HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 31-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Tuesday October 31, 2023 - 08:13:03 in Wararka by
  • Visits: 271
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 31-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Ra’iisul wasaare Xamse oo soo xiray shirweynaha dhiirigelinta wax-soosaarka dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFJFS, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo soo xiray Shirweynaha Dhiiri gelinta Wax soosaarka dalka, ayaa xusay in Xu kuumadda DanQaran ay ka go’an tahay dhiiri gelinta iyo soo nooleynta kaabayaasha laf dha barka u ahaa beeraha, xoolaha, kalluumey siga iyo Tamarta.

Ra’iisul Wasa araha oo khudbad dheer ka jeediyay munaasabadda ay aa adkeeyey in aw ood-siinta ganacsa tada Soomaaliyeed iyo xaqiijinta suuqyo loo iib geeyo wax-soo-saa rka dalkeenna ay kor u qaadeyso dhaqaalaha iyo horumarka dalka, isagoo xusay in Dhaqaa laha dalka uu ku horumari karo kaliya suuqa oo noqda mid xor ah iyo ganacsiga gaarka loo leeyahay oo la tayeeyo.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa tilmaamay in dhammaadka sanadkan marka daynta laga cafiyo Soomaaliya ay imaan doon aan fursado badan oo u baahan in loo sii diyaar garoobo, si loo sameeyo isbeddel dhaq aale oo ballaaran kaasi oo horseedaya horumar taam ah oo waddanku gaaro.

Shirweynaha Dhiirigelinta Wax-soo-saarka dalka oo ay soo qaban qaab isay Shirkadda Ho rmuud, ayaa waxaa abaalmarinno lagu guddo onsii yey xubno bulshada ka mid ah oo samee yey hal abuurro ganacsi oo guuleystay.

Wasiirka Isboortiga Soomaaliya oo maga caab ay guddiga qaban qaab ada Ciyaara ha DG, SSC Khaatumo & G/Banaadir

Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo ciya araha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Qaban Qaabada Ciyaaraha Dowlad Gobaleedyada, SSC Khaatumo iyo Gobolka Banaadir 2023-2024.

Guddigaan uu Dorraad magacaabay Wasiirka dhallinyarada iyo Ciyaaraha ayaa ka shaqe yn doona qaban qaab ada tartankaan oo lagu wado in maga alada Muqdisho lagu qabto bartamaha bisha December ee 2023.

Guddiga ayaa ka kooban todobo xubnood kuwaas oo ay ku jiraan guddo omiyaha guddi ga oo loo magacaabay Cabdiraxiin Warsame Diiriye, halka guddoomiye ku xigeenka guddiga laga dhigay Axmed Faarax Taqal.

'Waajibaadka Gudiga Waajibaadka Guddiga Qaban qaabada Ciyaaraha Dowlad Goboleed yada, SSC Khaatumo & Gobolka Banaadir: 1. Meelmarinta iyo fulinta howlaha loo idmaday

2. Diyaarinta miisaaniyadda baxaysa Qabasha da Tartanka. 3. Isku duwidda iyo habsami so codka tartanka Ciyaaraha Dowlad Goboleedy ada, Khaatumo & Gobolka Banaadir. 4. Kor meerka iyo dabagalka habsami socodka tartan ka. Usoo gudbinta xafiiska Wasiirka Warbixina da iyo hab sami socodka tartanka Ciyaaraha. Shaqo

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay mada xda Bankiga Zaraat ee Turkiga laga leey ahay oo Muqdisha laga furay

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dorraad Xafiiskiisa ku qaabilay Ma daxda Bangiga Ziraat Katilim ee laga leeyahay dalka Turkiga, kaas oo Dorraadlaga daahfuray xarun cusub oo ay hirgeliyeen magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahad-celiyey madaxda bangiga Ziraat Katilim hirgelinta xa runta cusub ee ay ka furteen Soomaaliya, ta as oo kor u qaadaysa iskaashiga ganacsiga, horu marinta dhaqaala ha iyo adkeynta cilaa qaadka ganacsi ee u dhaxeeya labada bulsho ee walaalaha ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hadlay fursada ha ganacsi ee ka jira Soom aaliya ee u baahan in maalga shiga lagu sameeyo, si bulshada Soomaali yeed ay uga faa’iideystaan kheyraad ka ceegaaga dalkooda

Guddoomiye Madaale oo kulan la qaatay Duqa Magaalada Ankara

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Du qa M/Muqdisho Mudane Yuusuf Xuse en Jimcaale (Madaale) iyo Wafdi uu hogaami na ayo oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiya ay aa kulan la qaatay Dhiggiisa Magaalada Anka ra Mudane Mansur Yavaş kadib markii uu Casuumad rasmi ah ka helay.

Kulanka oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxige enka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Ya booh) iyo Agaasimaha Xari irka Dibadda iyo Hey’addaha Caalamiga ee Ma amulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa loogu hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee labada Mag aalo iyo dib usoo nooleynta mataaneyntii ay lah aan jireen Muqdisho iyo Ankara sanadihii 1989.

Guddoomiye Madaale ayaa inta uu ku sug an yahay Dalka Turkiga waxa uu la kulmi doon naa Madax kala gedisan oo ka tirsan Dowladda Turkiya iyo hey’addo dhowr ah oo ka shaqeeya arrimaha horumarinta.

Xaflad lagu soo dhaweenayay Agaas imaha Guud ee Wasaaradda Warfaafi nta oo lagu qabtay Columbus

Xaflad lagu taageerayay DFS laguna soo dhaweynayay agaasimaha Guud ee Wasaara dda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Md. C/hi Xayir Ducaale ayaa lagu qabtay magaalada Columb us ee gobolka Ohio ee dal ka Mareykanka. Ururka Talawadaag oo kulankaan soo agaasimay ayey u jeed ada waxa ay ku sheegeen in la jooga xilligii dow ladda la taageeri lahaa, iyada uu dalka ka socda dagaalka ka dhanka ah Khaw aariijta.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaaf inta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Cabdullahi Xayir Ducaale oo munaasab adda ka hadlay ay aa ugu horreyn waxa uu uga mahadcelshay Ja aliyadda Soo maaliyeed ee ku dhaqan Ohio, isaga oo ku bogaadiyey dadaallada ay dowla dda ku taageerayaan.

Dhanka kale Agaasimaha ayaa dhaw aaj iyey in dowladda ay ku filant ahay bixinta mush aarka Ciidanka dowladda, laakiin ay jiraan cii danka deegaanka kuwaas oo is-xilqaamay, iy aga oo aan qaadan wax mushaar ah.

"Waxa aan idinka codsanayaa haddii aad tih iin reer Columbus Ohio, in aad gashaan dadaa lka dhaqaalo aruurinta iyo dadaalka garab ista ag dowladda, labadaas wax weyn bay taray aan,” sida uu yiri Agaasimaha Guud ee Wasa aradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullahi Xayir Ducaale.

Shir xasaasi ah oo laga yeeshay amniga

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa shir gaar ah oo ay Habeen hore sara akiisha laamaha amniga Sooma aliya ku ye esheen gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo diiradda lagu saar ay amniga guud ee caasi mada.

Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoomiyay Wasiiru Dowlaha Amniga XFS Md.Maxamed Cali Xagaa, waxaana ka qayb-galay tali yaha ciidamada booliska Soo maaliy eed, taliyaha qaybta booliska gobolka Banaadir iyo saraakiisha qaabilsan amniga.

Waxaa sidoo kale shirka goobjoog ah sara akiisha hoggaamisa ciidanka xasilinta ee loo ya qaano Boolis Milat aaro iyo kuwa Nabad-Sug idda oo qayb ka ah howlgallada Muqdisho.

Intiisa badan waxaa shirkan diiradda lagu sa aray dardargelinta howlgallada ka socda degm ooyinka gobolka iyo wada-shaqeynta hay’ad aha amniha ee dowladda Soomaaliya.

Ugu horreyn taliyaha booliska gobolka Bana adir Gaashaanle Sare Macallin Mahdi oo mada sha ka hadlay ayaa wasiir Xagaa iyo taliyaha booliska siiyay warbixin guud oo ku aadan am niga Muqdisho, isaga oo sheegay in ciidamadu ay ku guulaysteen ka hortegga falal ammaan darri iyo weeraro ay soo maleegeen xubnaha kooxda Al-Shabaab.

Dhankiisa taliyaha ciidamada booliska Soo maaliyeed, Jeneraal Axmed Firin oo shirka had lay ayaa ku boggaadiyay qaybaha kala duwan ee hoggaanada ciidamada sida ay uga shaqe eyeen amniga guud ee caasim ada, wuxuuna wasiirka la wadaagay guulaha laga gaaray ho wlgal lada xasil inta ee ka socda magaalada caasim ada ah ee Muqdisho.

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa gobol ka Banaadir laga dareemayay xasilooni amni, taas oo ku timid how lgallada ay wadaan hay ’adaha amni ga Soomaaliya. Si kastaba, DFS ayaa da lka ka wadda guluf dagaal oo ka dhan ah koo xda Al-Shabaab, kaas oo ay iska kaa shanay aan ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka.

SONNA oo heshiis iskaashi la saxiix atay wakaaladda wararka Talyaaniga ee ANSA

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee JFS Md.Daud Aweys Jaamac ayaa magaal ada Rome ee dalka Talyaaniga kaga qeybga ley muna adabad ay heshiis iskaashi iyo wada shaqeyn ku kala saxiixdeen Wakaaladda Warar ka Soomaaliya ee SONNA iyo Wakaaladda Wararka Talyaaniga ee ANSA.

Heshiiskan iskaashi ayaa labada dhinac wa xay wadaagi doonaan helista iyo gudbinta war arka muhiimka ah , iyo in dhinaca khibradda, tababarka iyo agabka la iska kaashado.

‘’Heshiiskani wuxuu Soomaaliya u leeyahay muhiimad weyn, xilli qarank eena uu hiigsana yo horumar dhinac kasta ah iyo xaqiijinta helida xog sugan oo wakhtigeeda ku haboon waa mu hiim oo loo gudbiyo shacabka iyo caalamka. SONNA waxa ay door muhiim ah ka ciyaartaa soo gudbinta wararka ku saabsan gudaha da lka iyo guud ahaan caalamka. Wadashaqeynta ANSA waxay shaki la’aan sii xoojin doontaa aw oodda SONNA, taas oou sahlaysa inay kor u qaaddo tabinta wararka, ballaarinteeda iyo ga arsiinta xogta saxda ah ee bulshada Soomaali yeed.’’ Sidaana waxaa sheegay wasiirka oo ha dal kooban ka jeediyay munaas abadda saxiixa heshiiska ay labada dhinac gaareen.

Wasiirka ayaa intaa ku darey in heshiiskan uu sidoo kale ka tarjumayo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Talya aniga.

Heshiiska waxaa dhinaca Soomaa liya u sa xiixay Agaasimaha Wakaalad da Wararka So omaaliyeed ee SONNA Ismaaciil Mukhtaar Cu mar, halka dha nka Talyaaniga uu u saxiixay Stefano De Alessandri oo ah Agaasimaha Wak aaladda Wararka ANSA.

Munaasabadda saxiixa heshiiska wa xaa sidoo kale goob joog ka ahaa madaxda safaa radda Soomaaliya ee Talyaaniga iyo mas’uul iyiin kale oo ka socday ANSA.

Wakaaladda Wararka SONNA ayaa 12kii bilood ee la soo dhaafey samey naysey horu mar dhanka tebinta war arka iyo xoojinta xir iirka dibedda, isla markaana ay noqotey isha ugu muhiimsan ee wakaaladaha caalamka ay ka qaataan wararka Soomaaliya. Ilaa iyo 60 warbaahin caalami ah ayaa toddobaad kasta soo xigta wararka SONNA 12 biloodkii ugu da mbeeyay. ANSA ayaa ka mid ah wakaaladaha wararka Soomaaliya inta badan ka soo xigta SONNA.

SONNA ayaa waxaa la aasaasay 1964-kii waxayna udub dhexaad u ahayd intii ay shaq eyneysay tebinta wararka gudaha iyo dibedda, isla markaana bulshada ka haqabtirto helista xogta saxda ah.

Cali Jeyte oo shaaciyay mowqifkiisa ku aad an xilka uu u magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh

- Madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa 24 saac kadib cadeeyay mowqifkiisa ku aadan xil cusub uu Dorraadu magacaabay madaxweynaha dowla dda fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.

ilka loo magacaabay Cali Jeyte ayaa ahaa u qeybsaha Xafiiska Mada xw eyne Xasan Sheekh ee arri maha ciidanka Difaaca dadwe ynaha ee loo yaqaano Maca wisleyda Soomaaliya.

Cali jeyte ayaa goordhaw shaaciyay inuu ku faraxsa nahay xilka uu u magacaabay madaxwe ynaha dowladda Soomaaliya Xasan sheekh Ma xamuud."Waan soo dhaweynaya xilka uu ii magacaa bay madaxweynaha waana uga mahad cel inaya" ayuu yiri Jeyte.

Wuxuu sidoo kale ka hadlay Cali Jeyte Cism aan waxa iska badalay arrinta la xariirta maam ulka uu madaxw eynaha ka ahaa ee Hiiraan State.

"Qadiyada Hiiraan State waxba iskama bad alin aniga shaqsi ahaan mowqifkeyga Hiiraan State waa sidiisii ma ka tanasulin, kamana tan asuli doono, magacaabistaan wax cusub maha waa la sharciyeeyay kaliya ee waa heshiiskii Maxaas ay kusoo wada galeen Xawaadle iyo Madaxweyne Xasan ee ahaa in dagaalka Shab aab inaan aniga hoggaamiyo, loona soo jeesto dagaalka, wixii qadiyadna ahna dib la isaga yi maado, marka qadiyada Hiiraan State waa hal keeda, mana ahan dukaan Cali Jeyte ee qadiyada qof walba ayay masuuliyad ka saaran tahay" ayuu yiri Cali Jeyte Cismaan.

Cali Jeyte ayaa sidoo kale ku baa qay in dagaal beeleedka ka socda Shabeellaha Dhexe loo istaago sidii loo joojin lahaa oo uuna dhiig dambe ugu sii daadan.

"Beelaha walaalaha ee Shabeellaha Dhexe ku dagaalama waa in awood lagu joojiya hadii xal kale la waayo oo ciidanka dowladda ay si awood ah ku joojiyaan" ayuu yiri Jeyte.

Si kastaba ha ahaatee magacaabista Cali Jeyte ayaa waxaa ka dhashay saacadahii la soo dhaafay hadal heyn xoogan oo la xariirtay xilka loo magacaabay iyo arrinta maamulka Hiir aan State, hayeeshee Jeyte ayaa saacado bad an kadib xaqiijiyay in moqifkiisii Hiiraan state wali waxba iska badalin.

Maxkamada G/Banaadir oo ka farxis ay muw aadin Soomaaliyeed oo dulmane ahaa

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Bana adir ayaa Muwaadin Soo maaliyeed oo lagu ma gacaabo Qaasim Faa rax ku wareejiyay dhul kiisa oo si sharci dar ro ah looga heystay in muddo ah. Guddoomiyaha Max kamadda Gobol ka Banaadir mudane Saalax Cali Max amuud ayaa ku wareejiyey muwaadin kaan dhulkiisa oo in muddo ah ka maq naa ga cantiisa, isaga oo uu sheegay guddoomiyaha in dhulkaan oo ku yaal degmada Hodan ay Max kamaddu xukuntay. Qaasim Faarax oo ahaa Muwaadinkii iskal ahaa dhulka ay Dorraad Max kamadda ku ware ejisay ayaa guddoomiyaha Maxkamadda iyo Booliska ugu mahadceliyey sida wanaa gsan ee ay ugu wareejiyeen dhulki Isa. "Muddo badan ayaa nalagu dhibay ey, dhib kii naloola geystay waxa aan ugu samreen aa Dorraad haddii waxay nii gacanta naloo gali yey, dowladda cadaaladda ah oo aad wakiilka ka tihiin aad baan ugu mahadcelineynaa,” ayuu yiri Qaasim oo ah Muwaadinka ay Dorraad Maxkamadda gobolka Bana adir ku wareejisay dhulkiisa.

AHLU SUNNEA oo dhaq-dhaqaaqyo cusub ka billowday GALMUDUG

Wararka naga soo gaaraya goboll ada Dhe xe ayaa sheegaya in haatan Ahlu Sunna Walj amaaca ay dhaq-dhaq aaqyo cusub ka billow day deegaanada maamul goboleedka Galmud ug oo markii hore ay dagaal culus la galeen.dhaq-dhaqaa qyad aan ayaa waxaa ho rkac aya hoggaamiyaha gu ud ee Ahlu Sunna Maca llin Maxamuud She ekh Xasan oo maalmo ka hor gaaray magaalada Dhuu samareeb.

Ilo wareedyo lagu kalso on yahay ayaa innoo sheeg ay in dhaq-dhaqaa qyadan aysan aheyn kuwa ciidan ama siyaasadeed, balse ay yihiin kuwa caadi ah oo uu Macallin Maxamuud ka wado deega anka, maadaama uu kasoo jeedo, una soo hal gamay xoreynta dhulkaasi.

Hoggaamiyaha Ahlu Sunna ayaa haa tan gaaray deegaanka Huurshe ee gobolka Galg aduud, halkaas oo ay si weyn ugu soo dhaw eeyeen culimada deegaanka.

Macallinka ayaa waxaa socdaalkan ku wah linaya mas’uuliyiin ka tirsan maamul gobole edka Galmudug, sida guddoomiyaha degmada Dhuusamar eeb, xildhibaano iyo wasiiro, kuwa as oo kamid ah xubnaha lagu soo dhaweeyay magaalada Huurshe.

Ujeedka uu hoggaamiyaha Ahlu Sunna u tegay halkaas ayaa ah inuu ka qayb-galo siya aro lagu qabanayo deegaan kaasi, wuxuuuna ka mahadcel iyay soo dhaweynta loo same eyay.

"Annaga waqti dheer kuma soo tala gelin xo ogaa yarbaa meesha usoo aadnay oo idinku ni mid, musiibooyin waaweyn baa nagu dhacay musiibooyi nkaasi waxa ay ahaayeen mid waa Xaliimo Sheekh Yuusuf, midna Muraa yad Kar ar bey aheyd, labadooduba tiir bey u ahaayeen islaamka oo dhan Ummaddana u leh waxtar u leh Alla u naxariisto” ayuu yiri Macallin Maxa muud Sheekh Xasan.

Ahlu Sunna ayaa horay dagaallo ula ga shay Galmudug, inkastoo markii dambe dagaal looga saaray magaaloo yinka Dhuusamareeb iyo Guriceel, ayada oo mar dambe laga heshi iyay wixii dhacay, si aysan mar kale labada dhinac ugu dagaalamin gobollad Dhe xe.

Ahlu Sunna oo horay xubno ugu yee latay Galmudug ayaa waxaa lagu xas uustaa, sida ay Al-Shabaab uga xorey say gobollada dhexe

ee dalka, gaar ahaan aagga Dhuusamareeb.xigasho:-caasimadda.net

Kulanka Banbaxa Ee Wasaarada Qorshey nta Iyo Maalgashiga Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay

Wasiirka W/Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaa laha Mudane Maxamuud Cabdirax maan Sheekh (Beenebeene).

Ayaa shir gudoomiyay kulanka ba nb axa Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horuma rinta Dhaqaalaha ay ku yeesheen mag aalada Muqdisho labadii ma alin ee la soo dhaafay (29-30ka Oktoobar, 2023), si loo dar-darg eliyo horumarinta qor shaha wasaaradda.

Banbaxa ayaa si gu ud diiradda loogu saaray arrimo istaratiiji u ah Wasaaradda iyo wax-qabadkeeda oo ay ka mid yihiin; Qorshaha 5ta sano ee Wasaaradda, u diyaar garowga diya arinta Qorshaha 10aad ee Horum ari nta Qaranka, isku-dubbaridka deeqa ha caalamiga ah, xoojinta iyo tayeynta karaan ka wasaaradda, iskaashiga guud, hannaanka kormeerka iyo qiimey nta qaranka, bahwadaag ta horumarinta iyo qorsheynta dhaqaalaha deyn-cafinta kadib.

Kulanka banbaxa ayaa hoosta looga xariiq ay baahida loo qabo dar-dargelinta fulinta waajibaadka Wasa aradda iyo in sare loo qaa do kartida wasaaradda oo horseedi doonta isku duwidda Qorshaha Horumarinta Dha qaalaha (QHDH), si loo xaqiijiyo hor umar dhaqaale oo waara.

Danjire Tarsan oo Nairobi kaga qey bgalay kulan lagu taageeraayay Dag aalka Dowladu kula jirto Alsh abaab

Jaaliyada reer K/Galbeed ee Kenya ayaa soo qaban qaabiyay kulan ka dhacay M/Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya kaasoo lagu taageer aayay Dagaalka DFS kula jirto Al-shabaab.

Kulankaan waxaa ka soo qeyb galay Safiirka Soomaaliya u fa dhiya Kenya Danjire Maxamu ud Axmed Nuur Tarsn, Xidhi baano, Jaaliyda k/Galbeed ee Dalka Kenya iyo marti sharaf reer Nairoobi ah.

Dhalinyardii ku hadlaysay Afka reer K/Gal beed ayaa goobta ka cadeeyeen inay Maamu lkoodu ku gar ab istaagayaan dagaalka la doon ayo in Alshabaab looga saaro deegaanada ay kahaystaan Gobolada Bay,Bakool iyo Sh.hose.

Danjire Tarsn oo gabagabada kulanka had allo ka soo jeediyay ayaa ku baaqay in guud ah aan bulshada Soomaaliyeed la baro cadowgo oda. "Caddowga kaliya ee ummada Soomaali yeed leedahay waa Alshabaab waa in saas loo baraa shac bka Soomaaliyeed,waa inaan sha cabka iyaga la isku jeedin ee Caddow gooda Al shabaab ku wada jiheystaan” ayuu yiri Safiir Tarsan.

Safiir Tarsan wuxuu carabka ku adkeeyay in ay Dowlada iyo Madaxdeedaba ay ku taageer sn yihiin dagaalka lagula jiro Alshabaab.

Muslimiinta kunool dalka Mareykan ka oo farriin hanjabaad ah u diray Madaxweyne Biden

Muslimiinta kunool dalka Mareykanka ayaa si weyn uga carreysan garab istaaga dowladda Madaxweyne Joe Biden u sameysay ciidamada Israil, oo xasuuq ba’an ka geesanaya maga al ada go’doonsan ee Gaza. Golaha muslimiinta ee dalka Mareykanka ayaa markan doonaya in cadaadis xooggan saaraan madaxw eyne Bid en, si uu wax uga qabto xaalada kasii dareysa ee ka taagan magaalada Gaza ee duqeymaha bahalnimada ah ku socdaan.

Kulamo kala duwan oo ay yeesheen golaha Muslim iinta dalka Mareykanka ayey uga dalba deen madaxwe yne Joe Biden in uu wax ka qabto xaalada adag ee ka taagan Gaza iyo duqeymaha Isreal ku garaaceyso mag aal adaasi. Muslimiinta dalka Mareykanka ayaana madaxweyne Joe Biden si cad ugu sheegay haddii uusan dhageysan codsigooda kana fure ysto dhagaha dalabkooda in aysan codkooda siin doonin doorashada soo socota.

Dowladda Mareykanka ayaa Isreal ku taa geertay duullaanka ay ku qaadeen magaalada Gaza, waxa ayna Mareykanka Isreal ku taage ereen qaar kamid ah gantaalada lagu garaa cayo magaalada Gaza iyo hub kale.

Mucaaradka Puntland: Deni wuxuu iclaami yay colaad cusub oo uu ku doonayo inuu xilka kusii joogo

Mucaaradka maamulka Puntland ayaa Dorraad war saxaa fadeed ay soo saa reen waxay mad axweynaha Puntl and, Siciid Deni ku eedeeyeen inuu iclaamiyay colaad cusub, si uu xilka xoog ugusii joogo.

Mucaaradka waxay sheegeen in M/wyne Deni uu la shiray saraakiisha ciidamada Puntl and, islama rkaana uu faray in ay ku difaacaan damaciisa muddo kororsiga, iyagoo sheegay arrintaasi inay ka dhalan karto cawaaqib xumo uu masuuli-yadeeda qaadayo madaxweyne Deni.

Warsaxaafadeed kasoo baxay siyaa siyiinta mucaaradka ayaa loogu baaqay ciidamada iyo taliyayaashooda in ay ilaaliyaan sharciga ,wax ayna sheegeen in aanay Puntland u horseedin qalal alase iyo iyo burbur.

Madaxweyne Deni ayaa maalin ka hor shee gay in ay ka go’an tahay inuu socod siiyo doora shada qof iyo cod. Wuxuu ciidamada ugu baaq ay inay difaacaan sidii ay doorashadaasi u qab soomi lahayd. Deni wuxuu sheegay in aanay jir in cid awood u leh inay hor istaagto taabo gal inta go’aanka guddiga doorashada kasoo bax ay ee lagu mud deeyay xilliga doorashooyinka ay dhacayaan oo ah 25 ka Febraayo 2024.

Khilaafka dhinaca doorashada ee ka dhaxe eya Deni iyo mucaaradkiisa ayaa laga cabsi qa baa inuu horseedo qalalaase siyaasadeed, iya doo aanay illaa iyo hadda jirin cid u kala dab qa aday labada dhinac.

Dhinaca kale, shir Garowe uga socda qaar kamid ah Isimada, weli wax war ah kamasoo bixin. Hase ahaatee kala qeyb sanaanta isima da Puntland, ayaa caqabad ku ah in xal laga gaaro khilaafka doorashada.

Dagaal culus oo ka qarxay Galgad uud iyo Wararkii ugu dambeeyay

Warar kala duwan ayaa kasoo bax aya khasaaraha dagaal culus oo Dorraad ka qarxay duleedka magaalada Dhuusa mareeb ee caasi mada dowlad gobole edka Galmudug, kaas oo u dhexeeyo laba maleeshiyo beeleed oo hubeysan.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa innoo sheegay in haatan daga alka uu ka socdo aag ga deegaanka Xananbuure oo ah halka uu xoogiisu ka qarxay dagaalka labada dhinac.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in daga alkan la’isku ad eegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana ka dha shay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dha wac. Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Onl ine, dagaalkan ayaa ka dha shay muran dhul eed soo kala dhex-galay labada maleeshiyo beele ed oo kasoo kala jeeda Dhuusamareeb iyo Cadaado

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacs an, waxaana dagaalka uu saameyn ku yeeshay dadka shacabka ah ee ku dhaqan deegaanka Xananb uure ee gobolka Galgaduud.

Sidoo kale waxaa goobta uu ka socda dag aalka kusii qulqulaya ciidamo kale oo gurmad ah oo ay kala helayaan labada dhinac ee ku dagaalamaya halkaasi

Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay sara akiisha ciidamada dowladda iyo kuwa Galmud ug oo ku aaddan dagaalka Dorraad ka qarxay waqooyiga gobol kaasi.

Gobollada dhexe ayaa waxaa marar badan kusoo laa laabtay dagaal beel eedyada, kuwa as oo loo arko inay sa ameyn ku yeelan karaan dagaalka lagula jiro Al-Shabaab.

Dhowaan ayay aheyd markii dagaal kan la mid ah uu ka dhacay aagga mag aalada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo xalintiisa ay ku jirto dowlad goboleedka HirSha belle.

Wasiir Kenyan ah oo sheegay inaan la isaga hareyn geerida 5 Ardey oo Caruur ahaa

Wasaaradda arrimaha gudaha Kenya Prof. Kithure Kindik ayaa si kulul uga hadlay dhacdo Dorraaday ku dhibteen 5 ardey oo fasalka lixaad dhigeyneyay iyo 4 nin oo xoogsato ah.

Caruurta oo nasasho iyo dalx iis loo kaxeeyay ayaa do on la saaray kadibna doontii ayaa qalibantay xili ay biyaha dhex socotay sidaas ayayna 5 ard ey oo caruur ahaa ku geeri yoodeen.

Sidoo kale 4 nin oo xoogsato ah ayaa iyagu na ku geeriyoodeen god-ka laga soo saaro carada guryaha lagu dhiso kadib markuu ku dumay

Wasiirka ayaa saxaafada u sheegay inaan la iskaga hareyn oo lagu xisaabtami doono daya caada dadka shacabka ah.

"Dowladu ma aqbaleyso,waxaana la weyd iin doonaa su’aalo kuwa leh doonta caruurta la godoontay iyo kuwa leh goobaha carada laga soo qodo ”ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda arr ima ha gudaha Kenya Prof. Kithure Kindik


Ciidamada Jubbaland oo weeraray goob ay isku uruursanayeen Al-Shabaab

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubb ada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhe xeeyay ciidamada daraaw iishta Jubbaland iyo kooxda Al-Sha baab uu Dorraad ka dhacay dul eedka magaallo xeebeedka Kismaa yo ee gobolkaasi.

Dagaalka oo ahaa mid culus ayaa yimid, kadib markii ciidamada Jubbala nd ay weerar toos ah ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab oo ku taalla deegaanka Buulo Xaa ji oo hoostaga magaalada Kismaa yo, wax aan a halkaasi ka dhacay dag aal foolka fool ah.

Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo shee gay in dagaalka uu qaatay saaca do, waxaana ka dhashay khasaare soo kala gaaray labada dhinac, balse lama oga inta uu gaarsiisan yahay.

Saraakiil ka tirsan Jubbaland ioo la hadlay warbaahinta ayaa guullo ka sheegtay dag aal kaasi, waxayna sheegeen inay ku beegsadeen goob ay isku uruursaneeyeen Al-Shabaab, isla-markaana ay ku gaarsiiyeen khasaare lixaad leh.

Sidoo kale saraakiisha ayaa xusay in Al-Shabaab ay duulaanka ku qaadeen ay qors heynayeen inay soo wareer aana fariisim ahooda iyo kuwa ciidanka dowladda, balse ka hortageen, kadib xogo ay ka heleen dadka deegaanka, ayna soo afjareen.

Xaaladda ayaa haatan ah mid kacsan, wax aana dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo iska soo horh eedo laga dare emayaa aagga magaallo xeebe edka Kismaayo ee Jubbada Hoose.

Buulo Xaaji oo ah halka lagu dagaa lamay ayaa deegaan marba dhinac u gacan gala Al-Shabaab iyo Jubbaland oo marar badan ku wa da dagaalamay halkaasi.

Si kastaba, kooxda Al-Shabaab ay aa dee gaankaas kasoo abaabusha we erar ada inta badan lagu qaaday farii simaha ciidamada hu wanta ee ku yaal la goboll ada Jubbooyinka.

Israel oo caqabad lama filaan ah kala kulantay duullaanka ay ku hayso Marinka Gaza

Maamulka Israel ayaa caqabad aan la iska indha-tiri karin waxa uu u arkaa bannaanbax yada ay dhigayaan qoysa ska iyo ehellada in ka badan 200 oo Israa’iliyiin ah oo lagu haysto Marinka Gaza, kuwaa oo Xoogagga Xamaas ay ku qafaasheen weerarkii 7-dii October.

Qoysaska iyo ehellada la haystey aasha ayaa labadii maalmood ee ugu dambeysay dib u billaabay in ay ku hor bannaanbaxaan xafii syada iyo xarum aha maamulka, iyagoona dalb an aya in si nabdoon guryahooda loogu soo celiyo la haysteyaasha.

Dadka bannaanbaxa dhigaya ayaa Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu iyo Golihiisa Wa siirada ku eedeeyay in markii hore ay dayac een amniga la haysteyaasha, xilligii la qafaalan ayay, haddana aysan wax gorgortan ah ka gale ynin, sidii dadkaasi dib loogu soo celin lahaa guryahooda, isla-markaana ay khatar gelinaya an noloshooda, bacdamaa uu maamulku kordhi yay hawlgaladiisa Gaza.

Dadkan ayaa dalbaday in maamulku uu jooj iyo duqaymaha baahsan ee Marinka Gaza.

Waxaa dadkan walaaca ku kordhi yay ay aa ah, iyadoo Ururka Xamaas uu sheegay in dad hor leh oo ka tirsan maxaabiista ay ku dhi nteen weerarada sii kordhaya ee Israel ka waddo Gaza, tirada dhimashada ee la hayste yaa shana ay gaartay 50 qof.

Qoysaska la haysteyaasha ayaa dalbaday in maamulku uu sameeyo maxaabiis is wey daarsi, si Israa’iiliyiinta la haysto oo tiradoodu ay gaareyso 229 qof ay si nabada ugu soo laabtaan guryahooda.

Ra’iisal Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa goor dambe oo Habeen hore ahayd la kulmay guddi ay iska soo xuleen qoysaska iyo ehelada la haysteyaasha, ka dib markii ay ku hanjabeen inay bilaabayaan mudaaharaadyo waaw eyn, oo dadkuna ay ugu baaqi doonaan in waddooy inka magaalooyin ka isugu soo baxaan, si loo helo cid damaanad qaadda in la haysteyaasha aanay waxyeelo ka soo gaari doonin duqayma ha hawada iyo hawlgalka dhulka ee laga same ynayo Gaza.

Ra’isal Wasaaraha ayaa xubnaha guddiga ugu laab qaboojiyay in ay samayn doonaan wax kasta oo suurtagal ah, si dadkaasi ay gur yahooda ugu soo laabtaan.

"Waxaan samayn doonnaa wax kasta oo suurtagal ah, si aan guryaho oda ugu soo cel ino,” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu ku sheegay muuqaal uu xafiiskiisu baahiyay.

Ra’iisal Wasaaraha ayaa tilmaamay in hawl galka dhulka ee Gaza uu muhiimaddiisu yahay, sidii loogu soo samatabixin lahaa la haysteya asha, haddana uu fahmi karo cabashada qoysa ska maxaabiista.

Qoysaska la haysteyaasha ayaa waqti siin aya maamulka, iyagoona eegaya tallaabada uu qaadi doono, ka hor inta aanay bilaabin dibad baxyada ay ku hanjabeen.

Hoggaamiyaha Ururka Xamaas ee Marinka Gaza, Yahya Sinwar ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin inay sii daayaan maxaabiista Israa’iil iyiinta, waa haddii Israel ay oodda ka qaadeyso dhammaan maxaabiista Falastiini yiinta ee ku xiran xabsiyadeeda.

"Waxaan diyaar u nahay inaan sameyno he shiis is dhaafsi degdeg ah oo ay ku jiraan sii deynta dhammaan maxaabiista Falastiiniyiinta ah ee ku xiran xabsiyada Israel, si loogu bedelo dhammaan maxaabiista ay hayaan xoogaga wax iska caabinta ee Falastiin,” ayuu yiri Yahya Sinwar.

Kumanaan Falastiiniyiin ah ayaa ku xiran 19 xabsi oo ku yaala Israel iyo mid kale oo ku yaala Daanta Galbeed ee la haysto.

Haddii labada dhinac ay haatan sameeyaan heshiis maxaabiis is dhaafsi ah ayaa wuxuu no qon doonnaa heshiiskii ugu weynaa ee maxaabiis is weydaarsi ah ee dhinacyadaasi dhex mara.

IMMISA JEER AYEY 15 SANO GUDAHOOD GAZA KU DAGAALAMEEN XAMAAS IYO ISRAEL?

Marinka Qaza ayaa marar badan la kulmay, weeraro iyo dagaallo ay Israa’iil ku qaaday dhul ka xeebaha ah ee la go’doomiyay. Tan iyo 2007 markii go’doominta la saaray Israa’iil wa xay qaaday lix dagaal: 2008, 2012, 2014, 2021, 2022 iyo 2023.

2008: Ciidamada Israel ayaa weerar ku qaa day Gaza si ay u laayaan dagaalyahanada Xamaas. Taasi waxay keentay, weerar todobaa dyo socday oo ay ku lug lahaayeen duqeyn cir ka ah iyo duulaan dhulka ah. Ugu yaraan 1,000 Falastiiniyiin ah iyo 12 Israa’iiliyiin ah ayaa dhintay. Waxay sidoo kale burbur xooggan u geysatay guryaha, ganacsiyada iyo kaabaya asha korontada ee Gaza.

2012: Israel ayaa qaaday sideed maalmood oo duqeymo cirka ah waxayna dishay madaxii garabka militariga ee Xamaas iyo Ku dhawaad 180 kale.

2014: Israa’iil ayaa qaaday duqeymo xagga cirka ah iyo duqeynta madaafiicda oo burburi say xaafadaha Gaza. In ka badan 2,100 falasti iniyiin ah ayaa la dilay oo u badnaa rayid. Isra a’iil ayaa tirada dhimashadeeda ku sheegtay 67 askari iyo lix qof oo rayid ah.

2021: Rabshado kale oo weyn ayaa dhacay kadib markii Israa’iil ay ku hanjabtay in ay qoys aska Falastiiniy iinta ka rari doonto guryahooda oo ku yaalla xaafadda Sheikh Jarrah ee Bariga Quddus – iyo booliiska Israa’iil ayaa xannibaad ku soo rogay Masjidka Al-Aqsa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan. Israa’iil ay aa duqeymo dhanka cirka ah ka geysatay mar inka Qaza, halkaasoo ay ku dishay in ka badan 250 qof.

2022: Saddex maalmood oo duqe ymo ay Israa’iil ka geysatay Qaza ayaa lagu dilay ugu yaraan 44 falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan 15 carruur ah.

2023: Oktoobar 7, Xamaas ayaa weerar ku qaaday Israa’iil, halkaas oo ay ku dishay ugu yaraan 1,400 oo qof, in ka badan 200 oo la hay stayaal ahna waxay geeyeen Gaza, sida ay sheegayaan tirooyinka Israa’iil.

Israa’iil ayaa ballan qaaday inay burburin doonto Xamaas, iyadoo go’ doomin buuxda ku soo rogtay Qaza oo ay duqaymo xagga cirka ah ku garaacayso.

Maamulka caafimaadka ee Gaza ayaa she egay in in ka badan 8,300 oo qof lagu dilay duq eynta Israa’iil, oo ay ku jiraan in ka badan 3, 400 oo carruur ah. Ciidamada Israel oo ay taa ge erayaan taangiyo ayaa deegaanka falastii niyiinta weerar dhulka ah ku qaaday.

Dagaalka hadda socda ee dhexm araya Xa maas iyo Israel ayaa noqona ya kii ugu khasaa raha badnaa ee labada dhinac dhexmara mud do konton sano ah

WAXAY MUDDO QARNI KA BADAN BAADIGOOBAYAAN MADAXYADII AWOOWEYAASHOOD

Isaria Anael Meli oo u dhashay dalka Tanzia ayaa in ka badan 60 sano baadi goob aya qaybo ka mid ah jirka awo owgiisa.

waxaa uu rumaysan yahay in hara adiga aw oowgiisa uu yaalo madxafka Berlin ee Jarm alka ka dib markii awo owgii , Mangi Meli, oo ay weheliyaan 18 masuul iyo la taliyeyaal kale, ay daldaleen ciidammada gumeysiga Jarmalka 123 sano ka hor.

Wasiir ka tirsan Dowladda Jarmalka ayaa BBC-da u sheegay in waddan kiisu uu diyaar u yahay in uu raaligelin ka bixiyo xukunnadii dilka ahaa ee ka dhacay waqooyiga Tanzania.

Si mid ah Isaria Anael Meli ,dad kale ayaa raadinaya haraadiga eheladooda, ayada oo la adeegsanayo cilmi-baadhis DNA ah, oo aan ho rey loo isticmaalin, laba ka mid ah madaxyada dadka la dilay ayaa laga aqoonsaday madxafka ku yaal Jarmalka oo ay yaalaan oo kumanaan Madax.

Dadka jarmalku daldalay oo gaarayay 19 nin oo ku nool tuulo hoos tagta gobalka Kilimija aro ee waqooyiga dalka Tanzaaniya ayaa 2-dii Maarso 1900, la maxkamdeeyay kadib markii lagu eedeeyay inay maleegayeen weerar ay ku qaadaan ciidamada gumeysiga Jarmalka.

Jarmalka ayaa qaatay in badan oo ka mid ah qaaradda afrika kadib shirkii Berlin 1884-1885. Quwadihii reer Yurub ayaa yeeshay kul an ay qaarada Afrika ku kala qaybsadeen iyaga oo aan dadkii halkaa ku noolaa wax ka door ah siin.

nin awowgiis raadinaya 60 sano

Mangi Meli, oo ka mid ahaa hogaamiye dhaqameedii ay dileen ciidanka Jarmal ka, waxaa uu ka mid ahaa madaxii ugu caa nsanaa, ee sida adag ula dagaalamay ciid anka Jarmalka isaga oo jabiyay sanadkii 1892.

Ciidanka Jarmalka ayaa rabay in dilka Man gi Meli iyo hoggaamiyeyaa sha kale ee deega anka ay tusaale u noqdaan dadka kale ee deegaanka oo laga yaabo inay qorsheynayeen kacdoon ka dhan ah ciidanka Jarmalka.

Inta badan meydadka dadkii la dilay waxaa la rumeysan yahay in lagu aasay xabaal wadar eed meel u dhow halka lagu dilay , balse wax aa jira kuwa kale oo xabaalaha laga soom saa ray, madaxana laga jaray, ka dibna madaxyado odii loo qaaday caasimadda Jarmalka oo 6,600km (4,100 miles u jirta xaduudaha qaarada afrika .

Mar uu ka hadlayay waxa ku dhacay awoow giis, Mr Meli oo madaxii awoowgiisa goobayay in ka badan 60 sano waxaa ka muuqatay mur ugo iyo jahawareer sida dhacdadaasi ay u dhacaday.

1960-meeyadii, Mr Meli waxa uu warqad u qorayay mas'uuliyiinta Jarmalka iyo Tan saaniya isaga oo ku boorrinayay in ay raadiyaan madaxa awoowgiis.

Waxa uu sheegay in Dowladaha ay isku da yeen in ay meesha ka saa raan jirtaanka waxa uu raa dinayo, iyaga oo u shee gay in diiwaanada la xiriira arintaas la burburiyay intii lagu jiray dagaalkii labaad ee aduunka.

Dadka madaxyadooda la la' yahay

"dadka booqashada halkaasi ku taga had iyo jeer way ooyaan: 'U sheeg dhammaan dadka Jarmalka inay soo celiyaan madaxyada awoow

ayaasheen ." ayuu yir , Mr Meli

, Mr Meli oo hadalkiisa sii wata ayaa yir "Wa xay ku qariyeen madaxii awoowgay meel sab abtoo ah waxay u maleeyeen in qoyska Mangi Meli ay yihiin dad yaryar - iyagoo aaminsan iny samayn karaan waxay rabaan. Laakin xusuus now in madaxan uu u baahan yahay dalka oo dhan ma ahan aniga, kaliya."

Mangi Meli wuxuu ahaa caaqil ka soo jeeda qowmiyadda Chagga oo ah mid ka mid ah beel aha ugu caansan Tansaaniya waqtigan.

Daldalaadda 19-ka nin 123 sano ka hor waa mid ka mid ah "dambiyada tirada badan" ee ay tilDorraady ee ka dhacay xilgii Gumeeysiga

XIGASHO:BBC

WAA KUMA WIILKA UU DHALAY MID KA MID AH AASAASAYAASHA XAMAAS EE JAAJUUSKA U AH ISRAA'IIL

Mosab XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Wiil uu dhalay Sheekh Xasan Yuusuf oo ka mid ahaa aasaasayaashii Xamaas, kaasoo ka soo goostay kooxda, si basaasnimo ahna ugu shaqaynayey sirdoonka Israel ayaa uga digay ameerikaanka iyo sunida inteeda kale sida aabihii iyo ciidankiisu ay u doonayaan inay uga guulaystaan dadka reer Israa’iil, ayna shar eecada ugu soorogaan dunida.

Muscab Xasan Yuusuf oo lo yaqaanno ‘amiirki ca gaarnaa’ ayaa u jaajuusa yey Israa’iil intii u dhaxay say 1997 ilaa 2000, xogta uu bixiyeyna waxay noqotay mid ka hortagta is qarxin iyo weerarro kale.

Waraysiyo is xigxigay oo warbaahinta Mara ykanku ay la yeesheen ayuu kaga digay in aab ihii iyo Xamaas aan marnaba la qancin karin haddii lasiiyo dhulka Falastiin oo kaliya, ayna u dagaallamayaan dagaal dimeed oo iyaga xaggooda aan dhamaad lahayn.

"Waa dhaqdhaqaaq diimeed, waana waxa uu qof kasta ka cabsanayo inuu yiraahdo. Xam aas haddii ay ahaan lahayd daqdhaqaaq siyaa sadeed, waan qancin lahayn hankooda siyaasa ded,laakinse Xamaas waa dhaqdha qaaq siy aasadeed oo aan rumaysnayn xudduud siy aasadeed. Waxay doonay aan in ay dhisaan dawlad


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip