HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Monday October 30, 2023 - 08:35:25 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan oo Cali Jeyte Cisma an u magacaabey u Qeybsana ha xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Macawisleyda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed era alka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Ma xamuud ayaa Mudane Cali Jeyte Cismaan u magacaabey Inuu noqdo U Qeybsanaha Xaf iiska Madaxw eyne ee Arrimaha Ciidanka Dif aaca Dadweynaha (Macawisleyda) ee Soomaaliya

Mudane Ali Jeyte Ci smaan ayaa horey u soo noqday Guddoomi yaha gobo lka Hiiraan iyo sida kale Xildhibaan ka tirsan Baarlama anka Jamhuuriyadda Soomaaliya, isagoo door weyn ku leh dagaalka Khawaarijta dalka looga xoreynayo.

Guddoomiyaha G/Shacbka Oo Habeen hore Dal ka Dib Ugu Soo laabtay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar lamaanka Jamhuuriyadda Feder aalka Soo maaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Habeen hore dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar shaqo uu ku gaaray dalka Mareykanka.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoo be iyo wafdigiisa ayaa inta ay ku sugn aayeen magalada Washington ee Caasimadda dalka Mareykanka waxa ay kulan la qaateen mas ’uuliyiinta Golaha Wakiilada dalka Mareykan ka, iyagoona yeeshay kulamo looga hadlaa yay sidii bog cusub iyo wada shaqeyn ay u yeelan lahaayeen Baar lamaanka Soomaal iya iyo kan Mareykanka.

RW Xamse oo ugu hambalyeeyey shacab ka iyo dowladda Turkiga sannad-guurada 100-aad ee aas-aaska Jamhuuriyadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federa alka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Bar re ayaa ka qaybgalay Sannadguurada 100-aad ee ka soo wareegtay aas-aaska Jahmu uriyadda aan walaalaha nahay ee Turkiga.

Ra’isul Wasaare Xamsa oo hadal ka jeed iyey munaas-abad ka dhacday safaa-radda turkiga ee magaalada Muqdisho oo lagu ma amusayey sanad-guuradan ayaa ka hadlay xiriirka sooo jireenka ah ee ka dhexeeya Sooma aliya iyo Turkiga oo ah mid ku dhisan iskaashi iyo walaalnimo.

"Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhe xeeya xiriir istiraatijiyadeed oo sal adag leh, gaar ahaan waxay labada dal iska kaashad aan dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqa alaha, dhaqanka iyo bulshada”.

Ra’iisul Wasaaraha oo uga mahad celiy ey dowladda Turkiga garab ista agga joogta da ah ee ay u muujinayaan Soomaaliya ayaa tilmaamay sida shacabka iyo dowladdeennu ay farxa ddooda ula qeybsanayaan, taas oo ka tarjumeysa tiirarka adag ee ka dhexeeya labada dhinac.

Mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda iyo bulshada caasimadda oo dhigay dibad bax lagu xusayo qaraxii 29-October

Magaalada Muqdisho waxaa Habeen ho re lagu qabtay dibad-baxa balla aran oo lagu xusayo Qaraxii bahalni mada ahaa ee 29-Oct ober 2022-khawaarijta ay ka geysatay isgoyska Soo be ee magaalada Muqdisho. Banaan bax an ayaa waxaa ka qeyb galay wasiirrada Wa xbarashada, Arri maha gudaha,iyo Caafima adka, xildhi baanno ka tirsan labada Golle ee dowladda, maamulka Maamulka Gobolka Ba naadir iyo Bulshada Caas imadda, kuwaa oo marka hore alle uga baryay in uu jannadiisa ugu deeqo dadkii ku Shahiiday qaraxaa si,waxa ay sheegeen in Habeen hore mee sha la joogay Sanad ka hor aan la joogin kha waa rijtana la wiiqay inta badan awoodii ay la hayeen,islamarkaana ay shacabka Soomaa liyeed ku dhibateen jireen

Wasiirka Waxbarashada xukuumad da fe deraalka Soomaaliya mudane Faarax Shee kha Cabdulqaadir, ayaa sheegay in la jabi yay khawaarijta oo muddo dhibaata ku heys ay shacabka Soomaaliyeed,waxa uuna alle uga baryay in dadkii sida xaq-darada ahayad loo xasuuqay uu jannad ugu deeqo,isagoo xusay in ay muhiim tahay in laga wada qeyb qaato dagaalka dalka looga xoreynayo kha waarijta.

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa isna hadal ka jeediyay dibad-baxa ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada qeyb qaato dagaalka dalka looga saarayo khawaarijta,sidoo kalana shac abka caasimadda ay ciidanka amniga la sha qeyaan oo ciidii ay ka shakiyaana la wada gaan laamaha amniga si looga hortago.Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaan ka oo sanad ka hor billaabay howlgallo dalka looga saarayo khawaarijta ayaa degaanno badan katirsan dalka ka saaray khawaar ijta,waxana taa ay keentay in ay yarad aan falalkii amni daro ee khawaarijta ka geysan jirtay magaalada Muqdisho.

..B/2aad

Shacabka soomaaliyeed ayaa dhankooda ku baraarugay dhagarta khawaarijta iyagoo u istaagay in xoog iyo xoolaba ay uga qeyb qa ataan howlgallada dalka ka soconayo, waxaa na Habeen hore la joogaa sanad kadib iyad oo khawaarijta laga saaray dhul badan oo ay ka heli jireen dhaqaale iyo taageero dadka ay ku dhibi jireen.

Bankiga Ziraat Katilim ee dalka Turkiga oo laan ka furtay Soomaaliya

Waxaa Habeen hore magaalada Muqdi sho Lagu qabatay Munaasabad lagu daah-fu ray Bangigii ugu horeeyay ee laga leeyahay dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Turkiga oo lagu magac aabo Ziraat Katilim, waxaana ka soo qeyb-galay mas’uuliyiin katirsan dowald da madax ka socotay Bang iyada dalka.

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya baan Ja briil Abdirashiid Xaaji oo kamid ah adaxda ka qeybgashay xaflada ayaa yiri ” Bankigaan wuxuu fududeen doonaa xariirka ganacsi ee aan la leenahay dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga”

Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Imaan Cige oo kamid ahaa masuuliy iintii ka qeyb galay xaflada daah-furka ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahy in Bangigii ugu horeyay ee dalka dibad iisa laga leeyahay uu xarun ka furto magaalada Muqdisho.

”Waxaan ku faraxsanahay inaan Habeen hore xariga ka jarno xarunta banki caalamiga kaas oo noqonaya midkii ugu horeeyey ee la an ka furta Soomaaliya”ayuu yri wasiir Biixi Imaan Cige.

Sidoo kale qoraal ka soo baxay Bangiga dhexe ayaa isna lagi yiri "Bankiga dhexe ee Soomaaliya waxaa farxad u ah in uu dad weynaha iyo ganacsatada Soomaaliyeedbala wadaa gno in Habeen hore oo ay taariikhdu tahay 29-ka Oktoobar 2023, si rasmi ah loodaahfuray Bangiga Ziraat Katilim, laantiisa Soomaaliya.

Furitaanka Bankigan cusub waxayqeyb ka noqon doontaa kobcinta dhaqaalaha dalka iyo sare u qaadista xiriirka ganacsi ee udhexeeya Soomaaliya iyo dalalka aan wax kala iibsiga leenahay sida Jamhuuriyadda Turkiga.

Ugu dambeyn Bankiga dhexe ayaa shee gay inay Soomaaliya ka go’an tahay dib u habeynta , kobcinta iyoilaalinta xasiloonida hannaanka maali yadda ee dalka.


Madaxweynaha Gal-mudug oo saxiixay heshiisyo kala duwan

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa saxiixay sharciyo kasoo gudbay Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug kuwaas oo kala ah Sharciga Maa rye nta Dhulka, SharcigaXakameynta Hubka, Hishi ishkii oorashooyin ka Golaha Wadat ashiga Qaran ee ay meelmariyeen Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug Iyo miisaaniyadda Dowla dda Ga lmudug ee 2024-ka.

Madaxweynaha ayaa dhammaan Golaha wakiillada Dowladda Galmudug iyo khubarr adii kaso shaqeeyay uga mahadceliyay da daalkii ay galiyeen sharciyadaan dhaxalka u ah bulshada reer Galmudug. Dhammaad.

Saciid Dani oo booqday Xarumaba warba ahinta Maamulkiisa

Madaxweynaha Dowladda Puntland Md.Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Dorraad ko rme eray xarunta Telefishinka iyo Idaacada Dowladda (Puntland TV & Radio), halkaasi oo uu kulan Kula qaatay Masuuliyiinta Was aaradda Warfaafinta iyo Agaasinka Telefish inka iyo Idaacada PuntlandTV & Radio.

Madaxweynaha ayaa warbixin ku saabsan shaqada socota, qorsheyaasha iyo baahi ya ha ka jira xarunta ka dhegaystay Masu uliyi inta uu Kula kulmay xarunta PuntlandTV.

-DHAMMAAD-

Wasiir Fiqi oo sharaxaad ka bixiyay isbed dalka ku yimid muuqaalka madaxwe yna ha

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi oo la hadlayay boqolaal dadweyne oo isugu soo baxay xuska qarixii 29 October 2022-kii ka dhacay isgoyska So obe ayaa ka hadlay arimo ku aadan dagaalk a kooxda Al-Shab aab.

Ugu horreyn Fiqi ayaa sharraax ka bixiyay isbeddalka ku yimid muuqaalka madaxwey naha, wuxuuna sheegay inuu tuutaha u xirtay Al-Shabaab, garkiina uu ku baxay.

"Madaxweynihii waa ujeedaan isaga oo tu ute wato, garkiina uu ku baxay ciidankee na na waxay dhigooda u hurayaan dadka iyo dalka Soomaaliyeed” ayuu wasiirku

Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in Al-Shab aab laga adkaaday, isla-markaana ay jabe en, isaga oo sheegay inay lagu ceers anayo duleedka degmada Ceelbuur ee gobolka Gal gaduud.

"Khawaarijta way jabeen Ceelbuur duleed keeda ayaa Habeen hore lagu hayaa, halk aan ayaa laga qaaday awel meelahaan ayay nala taagnaan jireen, dhammeystirk ooda an naga dhan ayay noo taallaa” ayuu mar kale khudbadiisa ku yiri Wasiir Axmed Macallin Fiqi.

Sidoo kale wuxuu Fiqi farriin culus u diray dadka Soomaaliyeed, isaga oo ugu baaqay inay ka qayb qaataan dagaalka, gaar ahaan ololaha loogu magac daray guul ama geeri.

"Khawaarijta meel ma uga soo wada jeesanaa?, guryaheenna ma ka saarnaa?, ciidanka amniga mala shaqeynaa?, mashr uuca guul ama geeri qayb ma ka noqonaa, dowladdeena ha guuleysato, madaxweynaha ha guuleysto ciidankeenana ha guuleystaan” ayuu raaciyay.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo weli dagaallo culus ay ka socdaan gobollada dalka, kaas oo ay iska kaashanayaan ciida mada Xoogga dalka iyo kuwa dadka deega nka

DF oo sheegtay inay gargaar u direyso GAZA

Guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka qaranka ee SoDMA, Maxam uud Macallin oo Habeen hore hadal ka jeediyay munaasabad ka dhacday isgoys ka Zoobe oo lagu xusayay sanad kahor Habeen hore oo kale qaraxii ka dhacay ayaa ka had lay arrimo ku aadan weerarka Israel ee magaalada Gaza.

Maxamuud Macallin ayaa shaaca ka qaa day in dowladda iyo shacabka Soomaaliy eed ay garab taagan yihiin walaalahooda reer Falastiin, isla-markaana ay u dirayaan gurmad bani’aadanimo.

Guddoomiyaha ayaa xusay in hay’adda SoDMA ay diyaar la tahay in dhaqaatiir iyo gargaar kale la gaarsiiyo magaalada Gaza, marka la furo marinka Rafac ee xuduudda Falastiin iyo Masar.

"Hay’adda Maareynta Musiibooyinka wa xa ay ku talagashay, haddii la furo marinka Gaza inay u diri doonto gargaar Ummadda Soomaaliyeed laga qaaday” ayuu yiri Max amuud Macallin.

Sidoo kale wuxuu sii raaciyay "Waxaa diy aar ah dhaqaatiir, waxaan diyaar ah Umm adda Soomaaliyeed waxa ay iska soo auru urisay, waxaab diyaar u nahay inaan kaalmo u geyno annaga oo iskaashaneyno”.

Horay dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay duqeyntii Isra el ka geysteen Isbitaalka Al-Ahli Arab ee Ga za oo lagu dilay in ka badan 500 oo qof, maadama isbitaalka yaalleen boqolaal qof oo dhaawac ah, qaar badan oo kamida dadka barakacay, bukaano kale, caruur iyo haw een.

..B/3aad

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa bayaanka ay markaas soo saartay oo ku qor naa afka Carabiga ku baaqday xabad joojin shuruud la’aan ah, ayada oo Israel xasuusi say qawaaniinta caalamiga ah.

Bayaanka oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu yiri "Waxaan ugu baaqeynaa Israa’iil in ay ixtiraamto sharciga caalamiga iyo xabbad joojin deg-deg ah oo shuruud la’aan ah.”

DFS, HirShabelle iyo QM oo shir ku yeeshay Jowhar

Shir u dhexeeyay dowladda federaalka, dowlad goboleedka HirShabelle iyo Qarama da Midoobay ayaa Habeen hore ka qabsoo may magaalada caasimada ah ee Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah.

Shirkan ayaa waxaa guddoomiyay mada xweyne Cali Guudlaawe Xuseen oo Habeen hore aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka ka socday dowladda federaalka Soomaal iya iyo Wakiilo ka socday hay’adaha kala du wan ee Qaramada Midoobey.

Dowladda dhexe waxaa shirka ku metal ayay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Axmed Madoobe Nuunow, waxaana dhanka QM ka socday Wakiilada FAO, IOM, UN-Habitat, UNIDO iyo UNEP.

Sidoo kale waxaa shirkan oo looga hadlay arrimaha hormurinta ayaa waxaa goobjoog ahaa qaar kamid ah golaha wasiirada maam ulka HirShabelle oo wehlinayay madaxweyna hooda.

Kulanka dhex-maray saddexda dhinac ay aa waxa ay uga wada-hadleen kor u qaad ista mashaariicda horumarinta iyo ka dood ista mashruuca biyo xireenka Jowhar ee (JOSP).

Mashruucan wuxuu ka qeyb qaadan doon aa xal u helista maareynta fatahaadaha wabi ga Shabelle iyo biyo la’aanta xilliyada aba araha kaas oo wax weyn ka tari doona kaab ayaasha dhaqaalaha oo ay ugu horreyso wax soo saarka beeraha.

HirShabelle ayaa baahi weyn u qabta ma shruucan, maadaama ay leedahay dhul bee reed caan ku ah wax soo saarka, haa tana aan si wanaagsan looga faa’iide ysan.

Si kastaba, kulanka dowladda dhexe, QM iyo HirShabelle ku dhex maray Jowhar ayaa ku soo aaday, xilli cabsi ay ka taagan tahay maamulkaasi, taas oo ku aadan fahaahadda wabiga Shabelle iyo xaaladda la saadaa lin ayo ee El-nino oo ay horay uga digtay dowl addu.


DF oo wafdi culus u dirtay Koonfur Afrika + Ujeedka

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa Ha been hore wafdi culus u dirtay magaalada Joha nnesburg ee caasimada dalka Koonfur Afrika, si ay usoo qiim eeyaan xaaladda dad ka Soomaaliyeed iyo ganacsatada ku dhaq an gudaha dal kaasi.

Wafdigan ayaa waxaa horkacaya wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Isaaq Maxamuud Mursal, ayada oo si diiran loogu soo dhaweeyay halkaasi.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Koonfur Afr ika, Mudane Maxamed Cali Mire oo ka had lay munaasabadda soo dhaweynta ayaa ka warbixiyay ujeedka safarka wasiir ku xige enka, wuxuuna sheegay inuu salka ku hayo la kulanka jaaliyadda Soomaaliyeed ee dal kaasi.

"Waxaa wafdiga uu wasiirka hoggaami nayo ujeedkooda uu yahay inay la kulmaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddankan wasiirka isagaa dadka la kulmi doono ajendihiisa iyo qorshihiisana u sheegi doono” ayuu yiri Danjire Maxamed Cali Mire.

Dhankiisa wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya, Isaaq Maxam uud Mursal oo goobta ka hadlay ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta loo sameeyay, wuxuuna sheegay inuu booqan doono dha mmaan deegaanada ay joogaan Soomaal ida, si uu usoo arko.

"Waxaan u joognaa maalmo shaqo oo dhi nacyo badan taabaneyso oo ay ugu horreyso safaaraddeena iyo howlihii ay wadday inaan safiirkeena kala sheekeesano, sidoo kale bulshada guud ahaan ee Soomaaliyeed ee dalkan ku nool inaan is aragno oo is war eysano qaybaheeda kala duwan” ayuu yiri wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha dib adda.

Sidoo kale wuxuu sii raaciyay "Waxaan qorsheyneynaa in aan gaarno magaal ooy inka kale todobaadkan waa wada joognaa, wixii kale dib ayaan iska ware ysan doonaa”.

Koonfur Afrika ayaa kamid ah meel aha la gu dhibaateeyo Soomaalida, waxayna weer aro kala kulmaan burcad hubeysan oo ku heyso dil, dhaawac iyo boob hantiyeed in taba

Ciidanka FS oo qorsheynaya iney la war eegaan M/Caad ee G/Mudug

Ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaali ya iyo kuwa dadka deegaanka oo iska ashanaya ayaa howlgalo ka sameeyay dee gaano hoostaga magaalada Cama ara ee gobolka Mu dug.

Howlgalada ayaa la tilmaamay iney ahayeen kuwa lagu xaqiij inayo amaanka magaalada Camaara iyo de egaanada hoostaga, sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil ka tirsan ciidanka dowl adda. Saraakiisha waxay sidoo kale she egeen in ciidamada ay haatan u diyaar garoo been la wareegida magaalada Caad iyo dee gaanada hoostaga oo ay wali gacanta ku hayaan kooxda Al-shabaab.

Deegaanada gobolka Mudug ee maam ulka Galmudug waxaa bilahii lasoo dhaafay si xowli ah uga socday howlgalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab.

Si kastaba ha ahaatee Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mudo laba bilood ah dagaalka ka dhanka ah Ururka Al-shabaab ka hogaaminaayay magaalada Dhu usamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Faysal Cali Waraabe oo ergay Cabdikariin Xuseen Guuleed ku eedeeyay in uu Somaliland duminayo

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in koox cadaw ahi ay doonay so in ay Somaliland dumiso, isaga oo si gaar ah usoo ha dal qaaday Ergay Cabdik ariin Xuseen Guuleed

. Guddoomiye Waraabe oo muuqaal la wad aagay warbaahinta ayaa sheegay in Som aliland lagu wado arrin hore Soomaaliya ugu socotay, sida uu hadalka u dhigay, arrintaasi oo ah in loo qaybiyo gobolo, isaga oo shee gay in Somaliland anay ka soconayn, oo aan ay aqbalayn.

Ergay Cabdikariin Xuseen Guuleed ayuu si gaara uga hadlay, isaga oo sheegay in uu qayb ka yahay dad doonaya in ay Somali land burburiyaan, isaga oo sheegay in magaca jagada uu hayo uu xataa badalay.

"Ninka la yidhaa Cabdikariin Xuseen ee la baxabay u qaybsamaha dowlada federaalka ee arrimaha Somaliland ee xataa magicii ba dalay ahaa wadahadalada Somaliland, wax ba inaga qaadi maayo" ayuu yidhi Waraabe.

Waxa uu sheegay in beeno aan sal iyo raad lahayn ay faafinayaan cadawga Somali land, isaga oo sheegay in Somaliland xadkee da si dhakhso ah u tagayso.

"Cadawgeenii barobagaadho iyo been ay uu adduunka la maraya, waxan ugu bishaara ynayaa shacabka Somaliland xuduudeenii si dhakhso ah ayaynu u tagaynaa, dhallinyara da sida mutada wacnimada ah ciidamada u gashay waxan leeyahay guulaysta" ayuu yi dhi Waraabe.

Guddoomiyaha ayaa tiraba dhawr jeer intii Ciidanka Somaliland laga soo saaray Laasc aanood sheegay in Somaliland ay dib ula wareegayso Laascaanood.

Midowga Yurub 20 milyan oo Yuuro ah oo ku taageeray miisaaniyadda Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa ku dhawaaqay €89.5 Milyan oo Yuuro ah, oo €20 milyan oo kamid ah loogu ta lagalay in lagu taageero mii saaniyadda dowladda Soom aaliya ee la meel mariyay.

"Midowga Yurub wuxuu iskaashi adag la leeyahay Soomaaliya. Maal gelintan waxaan ugu talo galnay in aan wax kaga qabanno dowlad-dhisidda Soomaaliya, annagoo eegayna mudnaanta siyaasadeed iyo khataraha imaan kara,” ayay tiri Jutta Urpilainen.

..B/4aad

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Abshir Cumar Jaamac ayaa ka mahad celiyay taageeradan Midowga Yurub, isagoo sheegay inay tani xo ojinayso iskaashiga Midowga Yurub iyo Soo maaliya, iyo in la sii horumariyo dhaqaalaha Soomaaliya iyo dadaallada dib-u-dhisidda dowladnimada.

Taageeradan uu ku dhawaaqay Midowga Yurub, ayaa kusoo beegantay, ka dib markii Habeen hore golaha wasiiradda Soomaaliya ay meel mariyeen ku talo galka miisaaniyad da dowladda ee 2024.

Miisaaniyadda dowladda ayaa gaartay hal bilyan oo dollar. Dowladdu waxay sheegtay inuu jiro koror ku yimid dhinaca dakhliga gu daha.

Xubno Shabaab ah oo miino ay kula qaraxday MUDUG

Wararka naga soo gaaraya gobolka Mud ug ayaa sheegaya in Habeen hore qarax kha saare gaystay uu ka dhacay koonfurta gobolkaasi.

Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka deegaanka Caad ee gobolka Mudug, hal kaas ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

Ilo wareedyo la gu kalsoonyahay ayaa innoo sheeg ay in miinada ay ku qaraxday xub no ka tirsan Al-Shabaab oo xilligaas ku howlanaa farsamey na qaraxaasi, si ay ugu dhigaan ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee howlgallada culus ka wada halkaasi.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in qaraxaan uu khasaare kala duwan kasoo ga aray xubnaha Al-Shabaab, balse ma cadda inta uu gaarsiisan yahay.

Saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya oo aan la xiriirnay ayaa xaqiijiyay jiritaanka qaraxaas, waxayna shaaciyeen inay haatan wadaan baaritaano dheeraad ah.

Koonfurta gobolka Mudug ayaa waxaa in dhowaanahan ku dagaalamaya ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab oo laga saaray mag aalooyin waa weyn, sida Camaara iyo Baca adweyne.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kac san, waxaana weli dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo laga dareemayaa gobollada Galgad uud iyo Mudug ee maamulka Galmudug.

Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa weli ka socda dagaallo culus oo ay iska kaashan ayaan ciidamada Xoogga iyo kuwa dadka deeganaka, kuwaas oo jab lagu gaarsiiyay Al-Shabaab.xigasho:-dyniile.com


Raysal Wasaaraha Israel oo ku dhawaa qay in uu bilowday wejiga labaad ee dagaalka

Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netan yahu ayaa ku dhawaaqay in uu bilowday we jiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah Uru rka Xamaas ee maamula Marinka Gaza

Raysal Wasaaraha ay aa sheegay in gulufka dhulka ee Gaza uu yah ay wejiga xigga ee hawl galka uu sheegay in lagu ciribtirayo Xoogaga Xa maas.

Raysal Wasaaraha oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Tel Aviv ayaa waxa uu sh eegay in dagaalkan uu maamulkiisu la gela yo Xamaas uu noqon karo mid adag oo waqti dheer qaata.

"Tani waa wejigii labaad ee dagaalka, had af kiisu waa cad yahay, waa mid militari aha an lagu wiiqayo Xamaas, la haysteyaashana loogu soo celinayo guryahooda.” Ayuu yiri Raysal Wasaaruhu.

Raysal Wasaaraha ayaa yiri "Dagaalku waa bilow, waxaana ku burburin doonnaa cadowga dhulka korkiisa iyo hoostiisaba.”

Raysal Wasaare Netanyahu oo ku celiyay baaqa maamulkiisa ayaa dadka reer Gaza ugu baaqay in ay isaga baxaan waqooyiga Gaza, isla-markaana ay taggaan dhanka ko onfureed ee magaalada, waana xilli Qara mada Midoobey ay sheegtay inaanay jirin me el ammaan ah oo Habeen hore ku taala lab ada daamood ee Gaza.

Taliska Militariga Israel ayaa goor dambe sheegay in tirada maxaabiista Israeliyiinta ee lagu haysto Gaza ay hadda gaareyso 229 qof. Tirada maxaabiista ayaa ka korortay intii ay toddobaadkii hore sheegeen oo ahayd 212 qof.

Afhayeenka Militariga Xamaas ee Gu utada Al-Qassam, Abu Obaida ayaa sheegay in Xoogaga Xamaas ay sugayaan in Ciidama da Israel ay lug ku soo galaan Marinka Gaza.

Afhayeenka ayaa sheegay in kooxaha wax iska caabinta ee Falastiiniyiinta ay si gu ud ugu diyaarsan yihiin in dagaalkan ay ku jebiyaan Sahyuuniyadda, sida uu yiri.

Madaxweynaha Falastiiniyiinta, Mahmoud Abbas ayaa dunida ku dhaliilay in ay ku guu ldareysatay wax ka qabashada xasuuqa ay Ciidamada Israel u gaysanayaan dadka Gaza.

"Dadkeenna ku nool Marinka Gaza waxa ay wajahayaan dagaal iyo xasuuq ay u ga ysanayaan Ciidamada Gumeysiga Israel, iyadoo ay indhaha ku hayaan caalamka oo dhan.” Ayuu yiri Madaxweyne Abbas.

Israel ayaa kaga sii dartay xaaladda bani’a adantinimo ee Gaza, ka dib markii Habeen hore ay hawada ka saartay adeeggii isgaarsi inta iyo khadka internet-ka.

Madaxa Xuquuqul Insaanka Qaramada Mi doobey, Volker Türk ayaa sheegay in jarista isgaarsiinta iyo khadka internet-ka ay sii kordhisay dhibaatada ay la kulmayaan dadka reer Gaza. Volker Türk ayaa tibaaxay in ga adiidka gurmadka degdegga iyo shaqaalaha caafimaadka aysan awoodin inay gurmad u fi diyaan dhaawacyada, haddii uu go’ay xiriirkii isgaarsiinta ee ay lahaayeen.

Xisbullah oo dayuurad dagaal ka soorid ay Israa’iil iyo Wararkii u dambeeyey Gaza

*Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa weerar ku qaaday degaanka Talal-Hawa ee M/Qaza oo ku dhow Isbitaalka Al-Qudus. We erarkan oo ka dhacay meel 20 mitir u jirta isb itaalka, ayaa burburiyay daaqa daha, waxaa na uu qiiq ku faafay meel kasta oo xarunta ah. Tani waxay imaaneysaa iyadoo ciidama da Israel ay soo saareen digniino ay u jeed inayaan maamulka isbitaalka inay si deg deg ah uga guuraan, iyagoo ku hanjabay inay duqeyn doona an dhismaha.

Duqeymihii ugu dambeeyay ee dhanka ci rka ah ayaa durba waxyeelo u geystay qeybo ka mid ah Isbitaalka, kaasoo sidoo kale hoy u ah in ka badan 14,000 oo Barakacayaal ah.​*Madaxweynaha Mareykanka Biden ayaa ku cadaadinayaa RW Netanyahu ilaalinta ray idka ku dhaqan Gaza iyo kordhinta gargaar ka xili ay sii kordheyso cambaareynta caalam ka ee ka dhanka ah Israel iyo Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ay aa hoosta ka xariiqay baahida loo qabo in Israa’iil ay u difaacdo muwaadiniinteeda si ay sidoo kale u ilaaliso dadka rayidka ah sida uu sheegay Aqalka Cad.

Biden ayaa sidoo kale wuxuu hoosta ka xa riiqay baahida loo qabo in si degdeg ah loo kordhiyo qulqulka gargaarka bini’aadantinimo si loo daboolo baahiyaha rayidka ee Gaza.

*Ururka Xisbullah ee dalka Lubnaan ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil taasoo ku dhacday koonfurta bari ee dalka Lubnaan, iy adoo gantaalaha cirka ku riday gudaha dhulka Israa’iil.

Dayuuradan oo nooca aan duuliyaha laha yn ah ayaa lagu garaacay meel u dhow deeg aanka Khiyam oo qiyaastii 5km u jirta xuduu dka Israa’iil, sida uu sheegay ururka Xisb ullah.

Laba ilo oo dhanka ammaanka ah oo ku sugan Lubnaan ayaa wakaaladda u sheegay inay tahay markii ugu horreysay oo Xisbullah ay ku dhawaaqdo inay soo ridday diyaarad aan duuliye lahayn oo Israa’iil leedahay.

*Dhimista gaarsiinta gargaarka ee dadka de ggan Gaza waxaa laga yaabaa in loo tixgel iyo dambi dagaal gudaha Maxkamadda Ca alamiga ah ee Dambiyada, sida uu sheegay xeer-ilaaliyaha sare.

*Ururka Suxufiyiinta Aan Xuduudka Lah ayn (RSF) ayaa sheegay in dilka weriyaha Reuters Issam Abdallah oo horaantii bishan lagu dilay Lubnaan uu ka dhashay weerar ula kac ah oo uga yimid dhanka xadka Israel.

*Wasiirka arrimaha dibadda Iran Hossein Amirabdolahian ayaa beeniyay eedeymaha ku saabsan ku lug lahaanshaha tooska ah ee Iran ee weerarkii 7-dii October ee kooxda Xamaas, isaga oo ku tilmaamay mid aan sal iyo raad toona lahayn.

..B/5aad

*Ra’iisul Wasaaraha Britain Rishi Sunak iyo Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa carabka ku adkeeyay muhiima dda ay leedahay in gargaar bini’aadantinimo oo degdeg ah la gaarsiiyo Gaza oo ay dagaa lladu aafeeyeen, sida ay sheegtay dowladda UK.

Qaar ka mid ah gargaarkii dhowaan la geeyey Gaza oo la boobay

Kumanaan reer Gaza ah ayaa jabsaday bakhaarradii iyo xarumaha qaybinta garg aarka ee hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiiniyiinta (UNRW A) waxaana la qa atay bur iyo all aabta badbaadada aasaasiga ah sida ay sheegtay hay’adda.

"Tani waa calaamad walaac leh oo ah in nidaamka madaniga ahi uu bilaabayo inuu burburo ka dib saddex toddobaad oo dagaal ah iyo go’doomin adag oo lagu hayo Gaza,” ayaa lagu yiri qoraal ay soo saartay Hay’a dda Gargaarka Qaramada Midoobay ee Qaxootiga Falastiin UNRWA.

Mid ka mid ah bakhaarada, oo ku yaal Deir Al-Balah, waa halka ay UNRWA ku kayd iso sahayda kolonyada bini’aadantinimada ee Gaza uga soo gudbaya Masar.

Sahayda gargaarka ee Gaza ayaa la xanibay tan iyo markii Israa’iil ay bilowday duqeymaha ay ku hayso shacabka reer Fal astiin, taasoo jawaab u ah weerar dhimasho badan dhaliyay oo ay ku qaaday kooxda Xamaas 7-dii Octoobar

"Alaabaha suuqa yaallaa way dhamaana yaan iyadoo gargaarka bini’aadaninimo ee imanaya Marinka Gaza aanu ku filnayn shacabka,” ayey tiri UNRWA oo intaa ku dartay in nidaamka hadda jira ee lagu geliyo kolonyada bini’aadaninimo ee Gaza loo qorsheeyay in lagu guuldareysto.

"Baahida bulshooyinku waa kuwo aad u weyn, halka gargaarka aan heleyno uu yah ay mid yar oo aan baahida dabooli karin” aya a lagu yiri qoraalka heyadda.

UNRWA ayaa sheegtay in awooddeeda ay ku caawinayso dadka Gaza oo ay si adag u saameysay duqeymo xagga cirka ah oo lagu dilay 50 ka mid ah shaqaalaheeda, lana xadd iday dhaqdhaqaaqa saadka.

Xataa iska horimaadka ka hor, heyaddu waxay sheegtay in shaqadii loo igmaday dhaqaale la’aan awgeed aysan u socon sidii loo baahnaa.

UNRWA Waxaa la aasaasay 1949 ka dib dagaalkii ugu horreeyay ee Carabta iyo Isr aa’iil, waxay bixisaa adeegyo dadweyne oo ay ku jiraan dugsiyada, daryeelka caafimaa dka aasaasiga ah iyo gargaarka bini’aadan imo ee Gaza, Daanta Galbeed, Jordan, Suu riya iyo Lubnaan.



Ruushka oo Israel u sheegay inaanan la burburin karin Xamaas, dhib la’aan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka, Sergey Lavrov ayaa ka digay gacanta adag ee ay Israel ku wajaheyso duulaankeeda Mar inka Ga za, taas oo sida uu sheegay ay ka dhalan doonto cawaaqib aad u daran

. Wasiirka ayaa shee gay, inkastoo Moscow ay cambaareynayso fala lka argagixisanimo, ha dd ana waxa uu Tel Aviv uga digay in ay ku xadgu dubto shuruucda caalamiga ah ee bani’aadan tinimada.

"Inkastoo aan cambaareynayno arga gixis anim ada, haddana waxaan si cad uga soo horjeednaa in jawaabta aad ka bixineyso falalka argagix isanimada adiguna aad ku xa dgu dubto sharciga caalamiga ah ee bani ’aadantinimada, oo ay ku jiraan in si aan kala sooc lahayn aad bartilmaa meedyada uga ga ysato goobaha la ogyahay inay dadka ray idka ah joogaan, oo qayb ka ah goobaha la gu hayo la haysteyaasha.” Ayuu yiri Wasiir ka. Wasiirka ayaa walaac ka muujiyay diid mada Israel ee ku aaddan inaanay xil ligan doonayn wada hadal ay la gasho Falas tiiniyiinta iyo hanjaba adaha madaxda maam ulkaasi ee ku aaddan in ay burburin doonaan Ururka Xamaas ee ka arrimiya Marinka Gaza.

"Hadda uma badna in labada dhinac ay soo fadhiisanayaan ​​mii ska wada hadalka, ga ar ahaan Israel. Tani waxay caddeynaysaa in ay fulinayaan hanjabaado badan oo ka soo yeeray hoggaanka, sida Raysal Wasaaraha, Wasiirka Difaaca, Wasiirka Dhaqaalaha iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha Wasiirada, ee ah inay sii wadi doo naan falcelintooda ka dhanka ah Xamaas. Iyadoo labada dhinac ay dad badan ku waayeen dagaalka oo ajaaniib ay ku jiraan, haddana uma badna inay hadda miiska wada hadalka isugu imaanayaan.” Ayuu yiri Wasiirka.

Sergey Lavrov, Wasiirka Arrimaha Diba dda Ruushka ayaa Israel u sheegay inaanan la burburin karin Xamaas, marka aad eegto Gaza oo ku taala goob isku raran ah.

Waxa uu sheegay in burburinta Xamaas ay ka horreyso in si khas ab ah guryahooda looga barakaciyo in ka badan laba milyan oo qof oo Gaza ku nool, taasina waxaa uu ku sheegay inay dembi dagaal noqonayso.

Wasiirka oo wareysi siiyay Wakaaladda Wararka Belarus ee BelTA ayaa intaasi ku daray in duulaanka Israel ee Gaza uu hors eedi doono masiibo socon karta tobanaan sa no, isagoona sheegay in taasi uu ka digayo.

"Haddii Gaza la burburiyo oo laba milyan oo qof oo degan la eryo, sida qaar ka mid ah siyaasiyiinta Israel ay soo jeedinayaan, waxay markaasi abuuri doontaa masiibo so con doonto muddo tobanaan sano ah, haddii aysanba qarniyo qaadan.” Ayuu yiri Lavrov.

Moscow ayaa ku celelisay in xalka Fala stiiniyiinta iyo Israel uu ku xiran yahay in la helo laba dal oo deris ah, nabadna ku wada nool.

Maamulka Israel iyo qoysaska la hayste yaa sha oo ay ka dhex tolan tahay

Maamulka Israel ayaa caqabad aan la iska indha-tiri karin waxa uu u arkaa bann aanbaxyada ay dhigayaan qoysaska iyo ehel ada in ka badan 200 oo Israeliyiin ah oo lagu haysto Marinka Gaza, kuwaa oo Xoogaga Xamaas ay ku qafaasheen weerarkii 7-dii October. Qoy saska iyo ehelada la hayst eyaasha ayaa labadii maalmood ee ugu dambeysay dib u bilaabay in ay ku hor ban naanbaxaan xafiisyada iyo xarumaha maa mulka, iyagoona dalbanaya in si nabdoon gury ahooda loogu soo celiyo la hayst eyaasha.

Dadka bannaan baxa dhigaya ayaa Ray sal Wasaare Ben jamin Netanyahu iyo Go lihiisa Wasiirada ku eedeeyay in markii hore ay dayaceen amniga la haysteyaasha, xilligii la qafaalanayay, haddana aysan wax gorg ortan ah ka galeynin, sidii dadkaasi dib loogu soo celin lahaa guryahooda, isla-markaana ay khatar gelinayaan noloshooda, bacd amaa uu maamulku kordhiyay hawlgaladiisa Gaza. Dadkan ayaa dalbaday in maamulku uu joo jiyo duqaymaha baahsan ee Marinka Gaza.

Waxa dadkan walaaca ku kordhiyay ayaa ah, iyadoo Ururka Xam aas uu sheegay in dad hor leh oo ka tirsan maxaabiista ay ku dhin teen weerarada sii kordhaya ee Israel ka waddo Gaza, tirada dhima shada ee la hayst eyaashana ay gaartay 50 qof. Qoysaska la hayste yaasha ayaa dalbaday in maamulku uu sameeyo maxaabiis is weydaa rsi, si Isra eliyiinta la haysto oo tiradoodu ay gaareyso 229 qof ay si nabada ugu soo laabtaan gu ryahooda.

Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu ay aa goor dambe oo Hab een hore ahayd la kul may guddi ay iska soo xuleen qoysaska iyo ehelada la haysteyaasha, ka dib markii ay ku hanjabeen inay bilaab ayaan mudaaharaadyo waaweyn, oo dadkuna ay ugu baaqi doona an in waddooyinka magaalooyinka isugu soo baxaan, si loo helo cid damaanad qaadda in la haysteyaasha aanay waxyeelo ka soo ga ari doonin duqaymaha hawada iyo hawlgalka dhulka ee laga sameynayo Gaza.

Raysal Wasaaraha ayaa xubnaha gudd iga ugu laab qaboojiyay in ay samayn doona an wax kasta oo suurtagal ah, si dadkaasi ay guryahooda ugu soo laabtaan.

"Waxaan samayn doonnaa wax kasta oo suurtagal ah, si aan guryahooda ugu soo cel ino.” Ayuu yiri Raysal Wasaaruhu ku sheeg ay muuqaal uu xafiiskiisu baahiyay.

Raysal Wasaaraha ayaa tilmaamay in hawlgalka dhulka ee Gaza uu muhiimaddiisu yahay, sidii loogu soo samatabixin lahaa la hayst eyaasha, haddana uu fahmi karo cabas hada qoysaska maxaabiista.

Qoysaska la haysteyaasha ayaa waqti siinaya maamulka, iyagoona eegaya tallaaba da uu qaadi doono, ka hor inta aanay bila abin dibadbaxyada ay ku hanjabeen.

Hoggaamiyaha Ururka Xamaas ee Marinka Gaza, Yahya Sinwar ayaa sheegay in ay diy aar u yihiin inay sii daayaan maxaabiista Isra eliyiinta, waa haddii Israel ay oodda ka qa adeyso dhammaan maxa abiista Falastiini yiinta ee ku xiran xabsiyadeeda.

"Waxaan diyaar u nahay inaan sameyno heshiis is dhaafsi degdeg ah oo ay ku jiraan sii deynta dhammaan maxaabiista Falastii niyiinta ah ee ku xiran xabsiyada Israel, si loo gu bedelo dhammaan maxa abiista ay haya an xoogaga wax iska caabinta ee Falastiin.” Ayuu yiri Yahya Sinwar.

Kumanaan Falastiiniyiin ah ayaa ku xiran 19 xabsi oo ku yaala Isr ael iyo mid kale oo ku yaala Daanta Galbeed ee la haysto.

Haddii labada dhinac ay haatan sameey aan heshiis maxaabiis is dhaafsi ah ayaa wu xuu noqon doonnaa heshiiskii ugu weynaa ee ma xaabiis is weydaarsi ah ee dhinacya daasi dhex mara.

Dowladda Qatar Oo Quus Ka Muujisay Sii Deynta Maxaabiista Ay Heysato Xamaas

Xukuumadda Qadar ayaa sheegtay in gul ufka milatari ee dhinaca dhulka ah ee Israa’iil ay ku qaaday Qasa uu caqabad ku noqday dadaallada socda ee lagu doonayo in si nabada lagu sii daayo maxaabiista ay ga canta ku hayaan ururka Xamaas.

Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Qadar Maajid Al-ansaari ayaa sheegay "in xa aladda ka sii daraysa ay arinta sii adkeysay”.

Ra’isul Wasaarraha Israa’iil Bin Yamin Na tenyahu ayaa goor sii horeysay sheegay in aanay is diidaynin guu ldarrada milatari ee Xamaas iyo soo celi nta la haystayaasha.

Isagoo ka jawaaba yay su’aal ahayd in xir iirrada socda ee siide ynta la haysatayaa sha ay sii socon kara an, iyadoo weerarka dhinaca dhulka ah u socdo ayaa ku jawaabay "haa”.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip