HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 29-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Sunday October 29, 2023 - 08:58:48 in Wararka by
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 29-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Golaha Wasiirada Xukuumadda oo Shalay kulan aan caadi aheyn ku leh Muqdisho

Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya ayaa Shalay oo sabti ah wax aa la isugu yeeray kulan aan caadi aheyn, ka asi oo saacadaha soo socda lagu wado inuu ka dhaco xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuu madda Xamse Cabdi Barre.

Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa goorsii horeeysay oo Habeen hore aheyd loo diray fariimo loogu wargelinayo in Shalay uu jiro kulan ay yeelanayaan Golaha, isla markaana looga baahan yahay inay kasoo qeyb galaan kulankaasi.

Ra’iisul Wasaaraha DFS Xamse Cabdi Barre ayaa kulanka shir guddoomin doona, wax aana looga arrinsan doonaa qodobo dho wr ah oo ku aadan xaalada dalka gaar ahaan howlgalada ka dhan ah Al-Shabaab ee so cda.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in Gol aha Wasiirada ay kulankooda uga doodi doo naan arrimo kale oo la xiriira xisaab xirka mii saaniyadda dowladda Soomaaliya iyo qod obo kale oo qorsheysan.

Golaha ayaa Khamiistii lasoo dha afay kul ankoodii caadiga ahaa ku yeeshay M/ Muqd isho, kaas oo ay ku go’aamiyeen in mushaar ko oda bishaan lagu taageero ciidamada Xo ogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaan ka ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

Wasiirka Awqaafta Iyo Arrimaha Diin ta ee XFS oo sheegay in isbed dal uu ku yimid diyaargarowga xajka ee sanadka 1445-2024

Wasiirka wasaaradda Awqaafta Iyo Arri maha Diinta ee DFS Md.Sheekh Mukhtaar Roobow oo Shalay shir jiraa’id ku qab tay xafiiskiisa ayaa uga hadlay diyaar garowga xajka san adka 1445-2024.

Wasiirka Mukhtaar Roobow ayaa she egay in dowladda Sacuudi Carabiya ay isbeddalka ku sameys ay u diyaa rgaroow xajka ee sanadkan 1445-2024, taasi ay keentay in wasaaradda Awqa afta Iyo Arrimaha Diinta ay ku warga liso Um madda Soomaaliyeed isbedalka sanadkan lagu sameeyay diyaargo rowga Xajka.

Wasiirka ayaa shirkiisa Saxaafad eed ku bayaamiyay isbedalka lagu sameeyay sanad kan Xajka, asaga oo sheegay in dowladda Sacuudi Carabiya ay ku wargalisay dowlada ha oo dhan wax ka bedalka ku yimid diyaar garo owga, iyada oo laga soo horumariyay waqtii horrey loogu diyaar garoobi jiray.

"Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa nala wad aagtay in bilawga sanadkan Hijriga uu bilaa banayo diyaargaroowga Xajka, dowlad walba waxaa lala wadaagay tirada xujeey loo qoondeeyay sanadkan inay u xajiyaan” ayuu yiri wasiir Roobow.

Wasiirka wasaaradda Awqaafta Iyo Arrim aha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa sheegay in wasaaradda Awq aafta Iyo Arrimaha Diintu ay bilaawday how lihii laga rabay, qaar kamid ahna haatan la qabtay, inta kalenna ay tahay in la dhammee yo waqtiga loogu talagalay

Wasiirka Muykhtaar ayaa yiri " Isbeddal ka la sameeyay ayaa taabanayaa dhowr me elood sida tirada xujay ee wadan walba loo asteeyay, in la soo gudbiyo shirkadaha ku gu ule ystay sanadkan inay qaadan xujeyda iyo dhammaan diyaarinta safarka Xujeyda iyo sharuudaha laga rabo, wasaaradduna hadda waxaa ay wada diyaargaroowgaas”.

Soomaaliya ayaa sanadkaan la siiyay 11, 500 oo xujey, wasiirka Mukht aar Roobow ayaana sheegay inay codsadeen in tirada xujeyda loo badiyo, ayna sugayaan jawaab wanagsan. "Bix inta Visaha Xajka waxaa ay bilaaba neysaa 20-ka Bisha Shacbaan, waxe yna ku egtahay 20-ka Shawaal qofkii aan muddadaas qaadan ma Xajin doono‘’. Ayuu yiri wasiir Sheekh Mukhtaar Roobow

Ra’iisal wasaare hore Xasan Cali Kheyre oo Eedeeyn u jeediyay DFS

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soom aaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku Eede eyay DFS ku garab siin Xildhibaan Marwo Cabdi tar tankii lagaga guulaystay ee Madaxw eynaha Baarla maanka Aduunka

Waxaan Xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir Xa aji ugu hambalyeynayaa iskudaygii ay ku xaq iijineysay hamm igeeda ay ugu tartameysay jagada Madaxweynaha Baarlamaanka addu un ka ayuu yiri Xasan Cali Kheyre oo ah Ra’iisal Wasarihii hore ee Soom aaliya

Qof walba oo Soomaaliyeed wuxuu xaq u le eyhay in lagu garab istaago ka dhabaynta hammigiisa, si uu meel u gaaro, sharafta Soo maalinimadana kor ugu qaado ayuu sidoo kale yiri Mudane Xasan Cali Kheyre.

Waxaa nasiib darro ah in Xildhibaan Mar wo Cabdi ay ka heli wayso dowladda ay ka tirsan tahay xuquuqdii muwaadinnimmo ee ay ku lahayd, in ay ka heshaa ha joogtee in laga hiiliyaana waa dulmi laga galay muwaa din Soomaaliyeed ayuu hadalkiisa raaciyay Ra’iisal Wasaare hore Xasan Cali Kheyre.

Xaqiiqatan waa wax laga damqado, hoosna u dhigaya hammiga muwaa diniinta Soomaal iyeed ee jecel in ay dalkooda u adeegaan ay uu ugu dambeeyntii hadalkiisa ku soo gaba gabeeyay Xasan Cali kheyre Ra’iisal wasaar ihii hore ee Soomaaliya .

Warkan qoraalka ah ee ka soo baxay Xa san Cali Kheyre ayaa imaan aya Xilli Xil dhib aan Marwo Cabdi Ba shiir looga guuleystay Tartanka Mada xweynaha Baarlamaanka Aduunka

Guddoonka baarlamaanka oo jaw aab ka bixiyay eedeyntii xildhib aan Marwo Cabdi Bashiir

Gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarl amaanka Soomaaliya, Cabd ullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay xildhibaan Marwo Cabdi Bashiir in ay wax ka ogayd warqad uu soo qoray gudoomiyaha Baarlamaan ka, taasoo ku saabsanayd in Sooma aliya ay ka tanaasushay musharaxn imada madaxweyn aha baarlamaanka Afrika (IPU).

Muddoomiye ku xigeenka baarlam aan ka, oo hoggaaminayay wafdi baar laamaan ka katirsan oo ka qeyb galay doorashada madaxweyn aha baarla maanka adduunka oo ka dhacday magaalada Luanda ee dalka Angola, ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Ta ns aaniya ay ku heshiiyeen, in Soomaaliya kursiga IPU uga tanaa susho Tanzania, ha lka Tansania ay Soomaaliya kala shaqeyna yso in ay ku biirto ururka bulshada bariga Afri ka, iyo kursi kale oo yaala Qaramada Mid oobay.

Guddoomiye Abshirow wuxuu sheegay wasaaradda arrimaha dibbada Sooma aliya in ay bishii August soo saartay warqad ay ku sheegayso in ay Soomaaliya taageerayso Tanzania inay ku guulaysato madatinimada baarlam aanka adduunka.

"Waxaan idiin caddeynayaa in xildhibaan Marwo naga ogolaatay in ay kursigaas ka tan aasusho. Markaas kaddib ayuu guddoomiy uhu soo saaray waraaq aan isla ognahay oo uu ku sheegayo in xildhibaan Marwo ay ka hartay tartanka, iyadana ay ku lifaaqdo war qad kale. " ayuu yiri guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka.

Abshirow wuxuu sheegay Sooma aliya inay dan ugu jirtay inay ka tanaas usho kurs iga baarlamaanka adduunka, oo ay ku bedd eshaan kuraas kale oo ay garab kaga helaya an dalal Afrikaan ah oo ay Tansaaniya ku jirto.

Dorraad ayay ahayd markii xildhibaan Marwo ay sheegtay in aanay waxba kala so conin warqadda baraha lagu arkay ee sheeg aysay in ay ka tanaasushay tartanka madax weynaha baarlamaanka adduunka.

Xildhibaan Marwo oo ka qeyb gashay doo rashada waxay ka heshay 11 cod, waxaana ku guulaystay hawe eneyda ka socotay dalka Tanzania oo ay Soomaaliya u tanaasushay.


Soomaaliya: Waxaan caddeyneynaa mo wqifka adag oo aan ka taaganna hay in re er Falastiin ay helaan do wlad madax bannaan

Dowladda Soomaaliya ayaa aqbashay una codaysay qaraar qabyo ah oo kasoo bax ay waddamada Carbe ed, kaasoo lagu camb aaraynayey xad gudu byada ciidama da Israaiil ay ka wa daan marinka Gaza.

Qoraal kasoo baxay xafiiska howl galka Soomaaliya ee Qar amada Mido obay, ayaa lagu baaqay in gargaar bini'aada nnimo la soo geliyo mar inka Qaza, halkaas oo mal aayiin qof oo reer Falastiin ah ay ku jiraan xaalado adag, ka dib markii Israaiil ay ka goo satay korontadii iyo isgaarsiintii.

"Waxaan cambaareyneynaa beeg siga lagu hayo dadka rayidka ah iyo barakicinta qasabka ah, waxaana caddeyneynaa mowq ifka adag ee Soomaaliya ay ka taagan tahay inay taageerto xaqa shacabka reer Falastiin ay u leeyihiin in ay helaan dowlad madax ba nnaan oo caasimaddeedu tahay Al-Qudus Al-Shariif,” ayaa lagu yiri hadal kasoo baxay howlgalka Soomaaliya ee QM.

Dorraad ayay ahayd markii Sooma aliya ay qeyb ka noqotay in ka badan 100 waddan oo u codeeyay in xabbad joojin degdeg ah laga dhaqan galiyo Israaiil iyo Falastiin.

Israa'iil ayaase sii labo jibbaartay duqaym aha ay ku garaacayso maga alada Gaza, iyadoo bartilmaameed satay goobaha ay ku sugan yihiin dadka shacabka ah.

Ganacsade Xuseen Raage Shiiraar oo Habeen hore ku geeriyooday Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa Habeen hore magaalada Muqdisho ku geeriyooday gan acsade Xuseen Raage Shiiraar oo aad looga yaqaanay koonfurta Sooma aliya.

Sida ehelka mar xuumka ay Caasi mada Online u sheegeen wadnaha ayaa istaagay ganac sade Xuseen Raage Shiiraar.

Marxuumka ayaa joogay gurigiisa oo ku yaalla Muqdisho markii uu Habeen hore ku soo booday xanuun ka qabtay wad naha, wuxuuna u geeriyooday si deg deg ah.

Meydka Ganacsade Xuseen Shiiraar ayaa Habeen hore ku hoyanaya isbi taalka Digfeer ee magaalada Muq disho, waxaana la aasa yaa berri sida ay ehelladu noo sheegeen.

Walaalkiis Careys Raage Shiiraar oo ka soo baxaya degmada Cadale ay uu ehelku noo sheegay in lala sugayo duugta marxuum ka, kaas oo Habeen hore soo gelaya Muqd isho. Garaad Xaaji Xuseen Cagey oo ka mid ah dadka sida weyn u yaqiinay mar xuumka ay aa tacsi kadib sheegay in Xuseen Shiiraar uu ahaa nin dhalinyar, dhaqaale fiican heysta, isla markaana aad u caawiya dadki isa ."Wuxuu ahaa ganacsade qiimo badan oo da dkiisa ka war waba, dee gaaada uu ka soo je edayna hormar iyey, wuxuu ahaa nin dha lin yaro ah oo aad u firfircoon, Allaha u nax ari isto,” ayuu yiri Garaad Xaaji Xuseen Cagey.

Allaha u naxariistee ganacsade Xuseen Shiiraar ayaa caan ka ahaa magaalada Muq disho iyo nawaaxig eeda, wuxuuna ka mid ahaa ganacsatada ugu saameynta badan caasimadda dalka.

Guddoomiye Abshirow oo kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Bar lamaanka dalka Angola

Guddoomiye Ku-Xigeenka labaad ee Gol aha Shacabka BJFS Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow Ayaa Shalay magaalada Lu anda kula kul may Guddoomiye ku-xigeenka Barlam aanka dalka Angola Mudane Raul Au gusto Lima waxaana ku wahlinayay Xildhiba anada labada golle ee BJFS Xoghayaha Guud Ee Aqalka Sare Xoghaye ku-xigeenka Golaha Shaca bka BJFS.

Guddoomiye Cabdullaahi Cumar Abshi row ayaa ugu horeyn Guddoo miye Ku-xige enka Barlamaanka Dalka Angola ugu warbix iyay xaladda Guud ee dalka Soomaaliya isa goona dhigiisa Angola ka dhageystay warb ixin ku saabsan Xaaladda Guud ee dalka Ang ola iyo Shirka 147aad Ee barlamaanka Aduunka sida ay ugu diyaar garooween mar tigilinta Shirkaan Caalimiga ah oo noqonaya Markii ugu horeysay oo wadan Afrcan ah lagu qabto doorashada IPU

Kulanka ayaa looga hadlay sidii ay xiriir iyo wadashaqeyn u yeelan lahaa yeen Baar lamaaka Soomaaliya iyo kan dalka Angola is la-markaana ay labada baarlamaan iska kaa shadaan dhinacy ada horumarka

Sidoo kale Waxaa Magalada Lua nda ee wadanka Angola ku soo gabaga bobay Sha lay Shirkii 147aad ee Baarl amanka Adunka Waxaa lagu doortay Madaxweynaha IPU waxaana ku guul eystay xildhibaan Tulia Ackson una dhalatay dalka Tanzania

Gabagabadii Guddoomiyaha ayaa umahad celiyay dhigiisa Angola Soodh aweynta balaa ran uu usameeyay asiga iyo wafdigiisa waxa uuna guddoon siiyay Haddiyad uu kasiday jaaliyada Angola Dhankiisa Guddoomiye ku-xige enka barlamaanka Angola ayaa silamid ah guddoon siiy ay uddoomiyaha Haddiyad iyago ona balan qaad ay in ay sii xoojin doon aan wada shaqeynta labada baarlamaan.

Baarlamaanka Hirshabeelle oo ansi xiyay Miisaaniyadda sanadka 2024

Golaha Barlamaanka dowlad Gobo lee dka Hirshabeelle oo Shalay fadhigii laba ad ku ansixiyay Miisaani yad sanadeedka 2024-ka ee Hirshabelle taas oo dhan $20, 013,662.99 Million.Kulanka oo su’aalo ku bilowday xildhibaa nadu soo jeediyeen iyo wasiirka Wasaarada Maaliyadda oo ka wada jawaa bay dhamaan su’aalahi la xiriiray miisaaniy ada, kadib ayaa cod loo qaaday.

Fadhiga barlamaanka waxaa soo xaadiray 72 xubnood, waxaa ogala atayxubin, waxaa diid ay 1 xubin, waxaa ka aamusay 1 xubin.

Kulanka waxaa Shir-Gudoominayay Gudoo miyaha Golaha Barlamaanka Dowlada Hir shabelle Mudane: Abdiha kim Haji Luqman Mohamed, oo aay wehliyaan labadiis ku Xigeen ee Gola ha Barlamaanka Hirshabelle.

Miisaniyadaan ayaa waxa horay u ansixiyay golahaWasiirada Dowlada Hirshabelle- October-24-2023.Wasiirka

Wasaaradda Maaliyadda iyo Horum arinta Dhaqaalaha Hirsbabelle Abdira him Isse Add ow, ayaa ansixinta kadib u mahad celi yay Gudoonka barlamaanka iyo dhamaan xubn aha Golaha Barlama anka, sida aqlabiyada leh ee ay u an sixiyeen miisaaniyad sanadee dka 2024.adashaqeynta labada baarlamaan.

Howlgal lagu dilay 4 ka mid ah hor jooga yaasha Al-shabaab oo ka dhacay G/B akool

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soom aaliya ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay meel 15 KM u jirta degmada Tiyegloow ee gobolka Bakool.

Ciidamada ayaa la til maamay in howlgal ka ay ka fuliyeen goob uu shir uga socday xubno ka mid ah kooxda Al-shabaab oo isugu jiray horjoogayaal iyo maleeshiyaad.

Taliyaha Ururka 51-aad guutada 9-aad qey bta 60-aad ee ciidanka xoogga dalka Sooma aliyeed laba Xidigle Deeroow Macalin Cabdi oo warbaahi nta qaranka la hadlay ayaa she egay in howlgalka ay ku dileen afar horjooge, islamarkaana ay ku dhaaw aceen 9 kale oo maleeshiyaad ah.

"Howlgalka waxaan la beegsanay goob ay shir ku lahayeen Khawaarijta waxaana ku dil nay afar horjooge, anaga cidna wax nooga ma gaarin, waxaa inoo bilaawday wajiga labaad ee howlgalka Khawaarjita lagu cirib tiraayo, waana sii wadeyna howlgalka nooca an oo kale ah" ayuu yiri Taliye la a Xidigle Deeroow Macalin Cabdi. Gabagabadii Tal iye Deeroow Macalin Cabdi muusan sheegin magacyada xubnaha horjoogayaasha ah oo ay howlgalka qor shey san ku dileen, waxaana howlgalkaan uu qeyb ka noqonaya

howlgalada ka dhanka ah kooxda Shabaab.

Madaale oo dhagax dhigay Xarunta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweynaha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay xar unta Hawlgalka Degdega ee Caafimaadka Dadweyn aha Gobolka Banaadir.

Dhagax-dhigaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha Agaasinka Caafimaadka Gobolka Banaadir Cab diraxmaan Axmed Maxamuud, Gud doomiyaha Degmada Xama rweyne iyo Maareeyaha Machadka Caafim aadka Soomaaliya.

Xaruntaan ayaa ka qeyb ka qaadan doo nto horumarinta adeegyada Caafi maadka Gobolka Banaadir iyo in ay bulshada helaan adeegyo caafi maad oo tayo leh.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Madaale oo munaasabadda dhagax dhiga ha dal ka jeediyay ayaa sheegay in xaruntan la dhisayo loogu tala galay in ay adeegyada caafima adka ee Degdega u qabato dadwey na ha kunool caasimadda Muqdisho.

Madaxweynaha KG iyo Wasiir Jaam ac oo la kulmay odayaasha reer Diinsoor

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koo nfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Cabdiqa adir Maxamed Nuur (Jaa mac) ayaa gelinkii dambe ee Shalay la kulm ay Odayaasha Dhaqanka ee Degmada Diin soor ee Gobolka Baay.

Masuuliyiintan ayaa Odayaasha Dhaq anka kala hadlay u diyaargaro wga wejiga la baad ee hawlgalka ka dhanka ah maleeshiy ada Al Shabaab iyo sidii ay gacan uga gaysan lahaa yeen.

Madaxda ayaa sidoo kale odayaasha kala hadlay xoojinta midnimada iyo wadajirka ee dadka deegaanka, xilligan uu dalka u jihe ysanayo hawlgal militari oo lagu xoreynayo dhulka maqan.

Wasiir Jaamac oo kulankaasi ka hadlayay ayaa sheegay in mar dhow ay deegaanada Koonfur Galbeed ka bilaaban doonaan haw lgalo uu tilmaamay in lagaga ciribtirayo Sha baabka hubeysan.

Wasiir Jaamac ayaa odayaasha reer Diin soor ka codsaday in ay dadka deegaanka ku hoggaamiyaan hawlg alka dib-u-xoreynta da lka,si mustaqbalka dhow loo gaaro Som aliya oo xor ka ah kooxaha argagixisada.

Ku anka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wa siirka Qorsheynta, Maalgash iga & Horuma rinta Dhaqaa laha ee Koonfur Galbeed, Xus een Maxamuud Sheekh Xuseen. Villa Somali ayaa naawileysa in dhawaan uu gulufku si isku mida uga bilowdo deegaan ada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.

DALXA oo war kasoo saaray maxkam adeynta Jeneraal Sheegow

Xildhibaan hore Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah siyaasiyiinta beesha Jen. Shee gow Axmed Cali ayaa ka hadl ay arrimo ku aadan maxkamadeynta sarkaalkan oo ka bilaabatay M/Muqdi sho ee caasimada dalka.

Dalxa ayaa soo dhaweeyay maxk amadey nta Shegow, balse wuxuu ugu baaqay max kamadda ciidamada iyo ba hda garsoorka

inay kiiskan waafa jiyaan cadaaladda. Sidoo kale dowladda Soomaaliya ay uu ugu baaqay inay arrintan ay il gaar ah u lahaato maadaama ay iyadu gac anta ku heyso jananka oo lasoo xiray 19-kii bishii August ee sanadkan, ka dib dagaal culus oo uu ciidanka ammaanka kula galay degmada Dharkenley.

"Runtii maxkamadeynta jeneraal Sheeg ow Axmed Cali ee hadda bilaaba tay kolley ba waa la soconaa guud aha an sida ay dad ka Soomaaliyeed ula so cdaan, mar haddii ay dowladda kiiska gacanta ku hayso waxa an ka codsaney naa in arrinta Sheegow si Al le ka cabsi leh oo cadaalad ah loo galo gar soorka ayaa looga fadhiyaa” ayuu wareysiga ku yiri Prof. Dalxa.

Prof, Maxamed Cumar Dalxa oo hadalki isa sii wata ayaa ka hadlay doo dda ka taag an darajada jen.Sheegow oo ay saraakiil ka tirsan maxkamadda ciidamada sheegeen in ay tahay mid been abuur ah, wuxuuna hada lkaas ku tilmaamay mid xaqiiqada ka fog.

Xildhibaan hore Dalxa ayaa shaaca ka qaa day in Sheegow uu horay u dala csiiyay mad axweynaha hadda talada haya ee Xasan Sheekh, ayna u haya an maqaatiyeyaal.

"Jen.Sheegow horta waxaa darajad aan sii yay, abaalna aan uga haynaa madaxweyne Xasan Sheekh oo maan tana ah madaxwey naha JFS oo mark aas gabagabo ay taagn eyd isaguna uu isku diyaarinayay doorasho, si uu mar kale u tartamo” ayuu sii raaciyay Dalxa/

Jen.Sheegow iyo 22 kale oo kamid ahaa askartiisa ayaa ka soo muuqday maxkamad da ciidanka waxaana la hay staa dilal & dhac ay gaysteen, sida laga hor sheegay maxka madd.

Eedaha kale ee sida gaarka ah loogu hay sto ninkan waxaa kamid ah in maalintii uu dhacay dagaalkii gurigiisa uu dilay askari, isla-markaana uu dhaa wac culus u geystay sarkaal kale.

Baarlamaanka PUNTLAND oo go’aan cul us ka gaaraya doorashada maa mulkaasi

Xildhibaanada golaha wakiilada Puntland oo Shalay kulan xasaasi ah ku leh Garoowe ayaa ka doodaya arri maha iyo siyaasadda iyo doorashoo yinka oo ay si weyn isugu ha yaan xubnaha mucaaradka iyo madaxwey naha. Qoraal loo diray muadanayaasha ba arlamaanka oo uu ku saxiixan yahay gudoom iyaha baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa looga dalbaday iney xil dhibaanada soo xaadi raan kulanka muh iimka ah ee ka tirsan kalfa dhiga 53-aad ee baarlam aanka.

Golaha waxaa sidoo kale lala wada agay ajendaha ku lanooda Shalay, wax ayna ka doodi doonaan khilaafka ka taagan doorashooyinka, si xal loogu helo.

Sidoo kale baarlamaanka ayaa la filayaa inaay ansixiyaan xeerarka door ashooyinka Madaxweynaha iyo golaha wakiilada oo ay usoo gudbisay xukuu madda.

Arrimaha kale ee laga doodayo wa xaa ka mid ah amniga guud ee Pun tland iyo sidoo kale ansixinta miisaan iyadda maamulka ee sanadka soo socda ee 2024-ka.

Dooddan ayaa kusoo aadeyso, ay ada oo wlei is mari waa uu ka taagan yahay mag aalada Garoowe oo ay dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeedo ka wadaan labada dhinac.

Waxa ay arrintuu kasoo dartay, kadib markii todobaadkii hore uu guddiga PEC soo saa ray jadwal doorasho oo dhaafiisan muddo xil eed ka madaxweynaha, ayna diideen muca aradka.

Lama oga sida ay wax noqon doon aan, waxaase haatan socda dadaallo ay wadaan Isimada Puntland oo iyag una shirweyne ku leh magaalada Garo owe ee xarunta maam ulka Puntland.


Maamulka G/Banaadir oo amar culus ka soo saaray dhulkii wasaaradda arrimaha gudaha DF

Maamulka gobolka Banaadir ayaa amar culus dul-dhigay dadka shacabka ah ee de gan xaruntii hore ee wasaa radda arrinaha gudaha Soomaaliya oo ku taalla degmada Boondheere, gaar ahaan aagga taallada Dalj irka Daah soon.

Afhayeenka maamulka gobolka oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta la do on ayo inay baneeyaan dadka degan ayaa sheegay in qoysaska ku nool halkaas uu ka dhamaaday waqtigii ho ray loogu qabtay oo hal bil ahaa.

Afhayeenka ayaa sheegay in dadka an had da loo qabtay inay dhismaha wasaaradda u ga guuraan muddo todd oba cisho ah, maad aama ay horay u soo dhameysteen digniin hal bil ah.

Wuxuu sheegay in Shalay ay isku daye en inay la kulmaan odayaasha degan xarun ta wasaaradda, si loo weydiiyo sababta ay uga guuri waay een dhismaha ay soo dalba tay wasaar adii laheyd, balse ay diideen inay la kul maan maamulka.

"Maamulka gobolka Banaadir wuxuu mar kale isku dayey in dadkaan lala fariisto, maa daama uu ka dhamaaday waqtigii loo qabtay, balse waxaad u jeediin in odayaashiin dega naa halkaan ay diideen inay nala kulmaan,” ayuu yiri Afhayeenka maamulka gobolka Ban aadir.

Afhayeenka maamulka gobolka Saalax Xasan ayaa sheegay in dhulk aan ay soo dal batay wasaaradda arrim aha gudaha oo doo neysa inay dib u dhisato, isla markaana boo liska gobo lka la faray inay toddoba cisho ka dib ka saaraan dadka degan, hadii ay ka dhe ga adeygaan dalabka dowladda.

"Guddoomiye Madaale oo tixraa caya dalabka wasaaradda arrimaha gudaha ayaa dadka degan xaruntaan soo gaarsiiyey go ’aanka lagu baneyn ayo dhulkaan, sidoo kale warqad dhaqan gelin ah ayaa loo diray tal iska qeybta guud ee booliska gobolka, wax aa dadkaan la siiyey inay ku guuraan muddo bil ka badan, waqtigii waa ka dhamaaday, ha dana waxaa loogu daray 7 cisho,” ayuu yiri afhayeen Saalax.

Dowladda uu hoggaamiyo Madaxwe yne Xasan Sheekh ayaa aad loogu dhaliilaa inay dadka shacabka ah ka kiciso xarumihii dow adda oo ay deega ameysteen, iyadoo aan la siin dhul kale oo ay degaan, taas oo dhibaato culus ku ah dadka danyarta ah.

Nin Bam ku tuuray goob ay ku sug naay een Saraakiil ka tirsan DANAB oo la qabtay

Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee DANAB ee ku sugan mag aalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubb ada Hoose ayaa gacanta kusoo dhigay Nin la sheegay inuu Bam gacmeed ku tuuray sar aakiil ka tirsan ciidanka DANAB. Ciidanka ay aa ninkan gacanta ku dhigay, ka gadaal ma rkii uu Bam gacmeed ku tuuray guri ku yaalla xaafad ka tirsan magaalada Kismaayo oo ay degnaayeen saraakiil ka tirsan ciidanka Kumaandooska, waxaana la tilmaamay in ninka marka hore uu baxsaday.

Saraakiil ka tirsan ciidanka DANAB ayaa laga soo xigtay in ninka weerarka geystay oo lagu magacaabo Abshir Mowlid Axmed uu da mcay inuu falka kadib goobta ka baxsado, ba lse ciidanka ayaa cayrsaday kana soo saar ay xaafad uu ku dhuuntay.

Abshir ayaa hadda waxa uu ku jiraa gac anta ciidanka Kumaandooska DANAB, isaga oo baaritaan lagu sam eeyo ku sheegay in eey jiraan bamb ooyin u kaydsan damacsana ana inuu falal amni darro oo kale ka gaysto magaalada Kismaayo

Xamaas oo Dagaal ku leysay Ciida mo ka tirsan kuwa Khaaska ah ee Maraykanka

Sida laga soo xigtay website ka faalooda arrimaha ciidamada, ciidama da qaaska ah aa ee Maraykanka ee laga dajiyay Israel ay aa u jeedka loo geeyay halkaas yahay inay cirib tiraan dagaalyahanada ururka Xamaas iyaga oo garab siinaya ciidamada difaaca ee Israa’iil.

Korneyl hawlgab noq day oo ka tirsanaan jiray ciidamada Mar aykanka ayaa ware ysi laga sii daayay talafishinka ku sheegay in "Ciidamada isku dhafan ee maraykanka iyo israa’iil ee aaday Gaza si ay ula diriraan Xamaas una soo da ayaan maxaabiista, ayaan ogaaday in ay la kulmeen dhimasho badan.

Warkaan ayaa ku soo aadaya kadib mar kii uu sare u kacay joogitaanka ciidamada Maraykanka gudaha Israa’iil iyo kuw aloo daabulay inay hawlgalada ka qayb galaan oo la aaminsan yahay in ay si wayn ugu lug leeyihiin dagaalada socda.

Ciidamada gaarka ah ee Marayka nka ayaa leh qibrad balaaran oo ah dagaalada lagu ga lo magaaloo yinka balse hawlgalka ay ka wadaan Gaza ayaan ahayn mid sahlanaan doona.

Israel oo Xuutiyiinta ku eedeysay Duqeymihii Dorraad ku habsaday Masar

Inastoo Milliteriga Masar wadaan baar itaanka Gantaalkii iyo Diyaaradii Daroonka ee Dorraad ku dhacay magaallooyinka Daa ba & Nuyabac ayaa waxay Wasaaradda Arr imaha Dibedda ee Israel soo saartay Bayaan ay iskaga fogeynayaan inay Duqeymah aasi ka dambeeyeen. Muddo hal toddobaad guda heeda ayaa waxaa dalka Masar ka dhacay 3 weerar oo mid ka mid ah uu geystay Taangi ay Ciiddanka Israel leeyihiin.Bayaanka Afhayeenka W.A.D. Israel ayaa waxa uu sheegay inay Xuutiyiinta Yemen ka dambeeyeen Gantaalkii iyo Diyaaradii Dron eska ee Dorraad ku habsaday Masar, waa sida hadalka loo dhigay.

Waxa uu intaasi ku daray inay Xuutiyiinta weerarkaasi la maaganaayeen inay Israel ku waxyeleyaan, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kale, Afhayeen u hadlay Milliteriga Masar, Maxamed Samiir C/Cassis ayaa she egay in Gantaalka iyo Diyaaradii Daroonka ee Dorraad ku dhacay Gobalka Koonfurta Sii naay yihiin kuwo ka yimid Koonfurta Badda Cas oo ku wajahnaa Israel.

Gaza oo 24 saac la soo dhaafay la kulanta duqaymihii ugu cuslaa iyo Xiriirkii isgaar siinta iyo Internet oo lag jaray

Duqayntii ugu darneed ayaa xaly ilaa Sha lay ka socota Gaza. Yahuuda waxay ka jare en Isgaarsiinta iyo Internet waxaana halis ku jira malaayiin ku nool halkaas oo aan hay sanin xiriir.

Dowladda Yahuuda waxay sheegtay inay Gaza dhul, cir iyo bad ka duqay nayaan ilaa ay Xamaas kasoo afjaraan.

Wakaaladda wararka ee Ruters ayaa she egtay in hay’adda caafimaad ka adduunka ay sheegtay in 1000 qof ka badan ku jiraan burburka hoostiisa.

duqaymaha Yahuudda ayaa Gaza k so cda tan iyo 7 Bishan oo ay Xamaas weerar la ma filaan ah ku qaaday Tal Aviv.

Ganacsade Elon Mask oo Internet Setalite ah ugu deeqay Magaalada go’doonsan ee Gaza

Elon Mask oo milkiilaha barta X hor eyna loo Oran jiray Twitter ayaa sheegay in reer Gaza uu ugu deeqay iney isticmaali karaan settelite-kiisa Starlink oo leh dayax gacmeed & internet.

Waxuu sheegay inuu uga danleeya hay in qol yaha caafimaadka ka shaqeeya iyo weriy ey aasha ay adeegsan kar aan wett eloze-kaas si free ah.

Starlink waxay taageeri doontaa isku xirka kooxaha gargaarka ee la aqoons an yahay” ayuu yiro Musk oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa X.

Hadaladiisa ayaa yimid ka dib markii dad ka isticmaala baraha bulshada ay ku boor iyeen inuu isticmaalo Starlink si uu internet u siiyo Gaza ka dib markii Israel ay jartay isgaa rsiinta telefanada iyo inetnetka taasoo Adk eysay in la og aado waxa ka socda Gaza.



MAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN BIDAARTA GASHA RAGGA IYO TAN DUMARKA?


BidaartaLabaatanka sano ee soo socota waa in uu war wanaagsan u soo yeero dadka bidaarta leh, ee xarragada la colloobay, sida laga soo xi gtay daraasado dhowaan la daaba cay iyo sa adaalin ay sameeyeen khubarro ay BBC News Brasil la tashatay, daaw aynta saxda ah ee tim aha daata ayaa la filayaa in ay suuqa soo ga sho muddo dhow.

Ballanqaadyada hadda jira waa daaweynta hi ddo-sidaha kuwaas oo ka shaqeyn kara hiddo-sidaha loo yaqaanno alop ecia oo ah nooca ugu badan ee bidaarta keena.

In kasta oo daawaynta bidaarta ay weli tahay suurtogalnimada mustaqba lka, tani macnaheedu maaha in goobtan ay ka gaabisay horumarro cus ub sannadihii u dambeeyay.

Horumarkii ugu dambeeyay ee aalad aha ogaanshaha iyo xulashooy inka daawa ynta ayaa u oggolaanaya dhakhaatiirta iyo bukaannada inay gaaraan natiijooyin sii kordhaya oo lagu qanco, gaar ahaan had dii waxa keenay la ogaado marxaladaha qaar.

Ma jirtaa rejo dhanka hiddaha ah?

Qiyaaso dhowaan la sameeyay ayaa tilmaamaya in marka la gaaro 50-mee yada, qiyaastii kala bar dadka, rag iyo dumarba ay la ildaran yihi in bidaar. Dhinaca haweenka, tirakoobku waxa uu u muuqdaa mid la ya ab leh, laakiin waxay ku xiran tahay habka ay dhibaatadu isu muujiso.

"Guud ahaan, haweenku waxay ka taxadaraan aagga hore ee madaxa, ti maha waxay ka daataan qaybaha dhexe, halkaas oo badanaa ay dumar ku timaha ka kala bartaan. Tani waxay sahlaysaa in la qariyo meelaha ti maha ay ku yaryihiin," ayuu yiri dhakhtar Fabiane Mulinari Bren ner, aga asimaha SBD.

Ragga, dhanka kale, bidaarta caanka ah waxa ay ka muuqataa qay bta hore ee wajiga iyo madaxa qaybtiisa sare. Tani waa sababta bidaarta ay aad ugu muuqato marka la eego marxaladaha hore.

Sida aan soo sheegnay, nooca ugu bad an ee bidaarta waa alopecia androge netic.Bidaar oraalka sawirka,

Bidaar ragga iyo tan dumarka

Waxay ku xiran tahay laba arri mood oo waaweyn. Marka hore, taariikhda qoyska iyo hiddo-sidaha qaarkood ayaa u gudba jiil ilaa jiil. Marka labaad, hormo onka loo yaqaan dihydrotest osterone (DHT), oo keeni kara daadashada timaha.

Mid ka mid ah ballanqaadyada ugu horreeya ee ka dhanka ah bidaarta noocaan ah waxay si sax ah ugu jirtaa DNA-da.

Sannadihii u dambeeyay, cilmi-baaray aashu waxay si qoto dheer u baareen hiddo-sidaha ugu muhiimsan ee dhaliya bidaarta.

Kooxo kale ayaa ka shaqeynaya fikradda ah inay si toos ah u farag eliyaan hiddo-sidaha ku xiran daadinta timaha, si rajo looga qabo in ay dib ugu noqdaan ficilkooda.

Dr. Luciano Barsanti, oo madax ka ah Jaaliyadda Brazil ee Tricology, leh na takhasus caafimaad oo daraaseeya tim aha, ayaa muujinaya qayb kale oo cilmi baaris ah.

"Daraasadaha qaar ayaa ku tilmaamay waxa loo yaqaan osteopontin, taas oo ka muuqata burooyinkan madow ee timaha," ayuu yiri.

Ugu dambeyntii, aragtida saddexaad ee mustaqbalka si loola dagaal lamo bidaarta waa timaha oo la mideeyo.

Waqtigan xaadirka ah, beerista timaha, habka wareejinta timaha ee aag ga lagu beerayo ilaa meelaha kale ee madaxa ayaa lagu sameeyaa iyada oo la adeegsanayo waxyaabaha laga soo qaaday lagu beeeraha.

Inkasta oo fursadahan daweyntu ay ka dhigan yihiin xalka suurtogalka ah ee bidaarta, dhammaantood waxay weli ku jiraan marxaladda cilmi-ba arista waana in lagu caddeeyaa qaab badbaado iyo waxtar leh iyada oo loo marayo tijaabooyin caafimaad oo socon doona dhowr sano.

"Shaki iigama jiro in daawaynta hidda-sidaha ay tahay xalka saxda ah ee bida arta. Laakiin hadda, waa uun khayaali," ayuu yiri Barsanti. Dhakha atiirta BBC News Brasil ay wareysatay waxay qiyaasayaan, iya doo ku xiran horumarka daraasadaha, daawayn tan cusub, waa in la he laa tob an ama shan iyo toban sano gudahood.Laakiin inta lagu guda jiro mud dadaas, maxaan sameyn karnaa Shalay si aan ula dagaallano timo daad ashada?Joojinta timaha daataTimahaQoraalka sawirka,

Timaha

Brenner wuxuu ku nuuxnuuxsaday in wakhtiga ugu fiican ee lagu raa dsado dary eel caafimaad ay tahay mar xalad aha hore ee cilladaha ku yimaada timaha.

"Markii hore ee cudurka la ogaado, ayaa na tiijada daawadu sii fiicnaan doontaa," ayay tiri.

"Waa muhiim inaad u tagto dhakhtarka maqa arka isla marka aad aragto inay timaha daat aan, sida marka madaxaagu bil aabo inuu gu bto maalmaha kuleylka ama qorraxdu jirto ama markaad aragto iftiinka qorraxda oo madaxaaga ka dhalaalaya," ayuu yiri khabiirku.

Sida uu sheegay agaasimaha SBD, hab abka lagu ogaanayo bidaarta cu sub ayaa si aad ah u horumaray sanadihii ugu dambeeyay.

Marxaladdan ogaanshaha waa lama huraan si loo doorto daaweynta ugu fiican ee kiis kasta.

Barsanti waxa uu sheegay in bidaarta ay hadda tahay mawduuc habab badan."Waa inaad xisaabta ku dartaa arrimo ay ka mid yihiin walbah aar ka, ficilka hormoo nnada iyo wax kasta oo keeni kara timo daadashada," ayuu yiri. Muhiim: Daawooyinka waa in uu qoraa takhasusle isla mark aana lagu qaato korm eerka xirfadlaha daryeelka caafimaadka.

Tiirka labaad ee daaweynta bidaarta waa daawada loo yaqaano minox idil. Daa wadaan waxaa la sameeyay 1960-mee yadii iyo 1970-meeyadii si loogu daweeyo dhiig-karka.

Waqti ka dib, si kastaba ha ahaatee, ci lmi-baarayaashu waxay ark een in ay lee dahay saameyn cajiib ah, oo ku saleysan kor u qaadka iyo koritaanka timaha. Bukaannada qaba cudurrada wadnaha, waa in fiiro gaar oo ku saleys an daawan la siiyaa, waxay ku xiran tahay qiimeynta iyo oggolaanshaha dhakhtarka wadnaha.XIGASHO:BBC

Israa’iil oo Turkiga kala baxday diblo maasiyiinteeda iyo Erdogan oo qaaday tallaabo culus

Wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil Eli Cohen ayaa soo dhigay bartiisa twitterka qoraal uu ku sheegay in uu ku amray dublamaasiyiinta Israa’iil in ay ka baxaan dalka Turkiga, kadib waxa uu ugu yeeray "hadallada qal lafsan ee ka soo yeeraya Istanbul.”

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Shalay ku til maamay duqaymaha Israa’iil ee Qaza "xas uuq” isla markaana ay Isra a’iil u aqoonsanayaan "dambiile dagaal.”

Xilli uu Erdogan Shalay la hadlayey dadwe yne aad u qiiraysan oo ku sugan Istanbul, ayuu ku tilmaamay weer arrada Israa’iil ee Qaza "xas uuq”, wuxu una sheegay in xul afada reer galbe edka ee Israa’iil ay yihiin "dambiil aha ugu weyn” ee ka dambeeya waxa uu ugu yeeray damb iyada dagaal ee Israa’iil.

"Israa’iil, waxaan kuu cadeyneynaa inaad tahay dambiile dagaal, aduunk ana waan u diyaar garoobeynaa, wax aanuna Israel ugu soo bandhigi doonaa aduunka inay tahay dambiile dagaal,” ayuu yiri Madaxweynaha Turkiga.

Erdogan sidoo kale ku adkeystay ma wqifkiisii ahaa in aanu Xamaas u aqoon sanayn "urur argagixiso”.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay go ob ballaaran oo ay isugu soo baxeen dad gaaraya 1.5 milyan oo qof, fagaara haas ayaa ku yaalla magaalada Ist anbul.

Dadkii ka soo qeyb galay ayaa ruxayey calamada Turkiga iyo Falas tiin, waxaana munaasabadan oo loogu magac daray Dibadbaxa Fala stiin, iyadoo lagu qabtay Garoonka Diyaara daha ee Ataturk ee aan la ist icmaalin, halkaas oo uu Erdogan horay ugu qabtay isu soo bax noocaan oo kale ah. Sabtidii Shalay wuxuu Erdogan ku celceliyay dhaleeceynta reer galbeedka iyo diidmada ay weli ku baaqeen xab bad joojinta Qaza,

wuxuuna ku baaqay in dunida Muslimku ay u midowdo dhagarta reer




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip