HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO KHAMIIS 26-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Thursday October 26, 2023 - 08:41:31 in Wararka by
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO KHAMIIS 26-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Brus sels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub

Madaxwaynaha JFS Md.Dr. Xasan Sh. Maxamuud ayaa Shalay magaalada Bruss els kula kulmay Mada xwaynaha Golaha Midowga Yurub Md.e Charles Michel.

2da Madaxweyne ayaa isla soo qaad ay arrimo ay ka mid yihiin dadaall ada ay dowladda Soomaaliya ugu ji rto cirib tirka Khawaarijta iyo iskaashiga Mi dowga Yurub iyo Soomaaliya ee dhinacya da amniga, geeddi-socodka dowlad-dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqan-dha qaale ee bulshada.

Madaxweynaha Brussels uga qaybgal aya shirka Midowga Yurub iyo wada mada soo koraya ayaa sidoo kale soo bandhig aya sida ay xilligan Sooma aliya muhiim u gu tahay wadamada Midowga Yurub, maa da ama ay ku jirto marxalad dib u kabasho ah oo ay doonayso inay caalamka la falga sho.

Aadan Madoobe oo heshiis lasoo galay Mareykanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baa rlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa M/Washi ngton kula kulmay Guddiga Arrimaha Diba da Aqalka Golaha Wakiilada dalka Mare ykanka.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii ay xiriir iyo wadashaqeyn u yeelan lahaayeen Baar lamaanada Soomaaliya iyo Mareykanka, isla-markaana ay labada baarlamaan iska kaashadaan dhinacyada horumarka.

Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa ka warbixiyay shaqooyinka baarlamaanka, shuruucda uu ansixiyay Baarlamaanka 11-aad, hanaanka deyn cafinta iyo dagaalka lagula jiro Khawaarijta Al-Shabaab.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa ka ha dlay in la fududeeyo isu socodka labada dal iyo in la abuuro xiriir ganacsi oo labada dal dhexmara.

Guddiga Arrimaha dibadda Golaha Wak iilada dalka Mareykanka ayaa Baarlamaan ka Soomaaliya ku bog gaadiyay dadaalada horumarineed iyo shaqooyinka hortabinta u leh hannaanka geedi socodka dowladn im adda dalka ee ay wadaan. Guddiga ayaa balan-qaaday in Baarla maanka Soomaaliya uu Marey kanka la sameyn doono bog cusub oo iskaashi ah.

Guddoomiyaha GshBFS ayaa ugu damb eyn u mahad celiyay Golaha Wakiilada iyo guud ahaan dowlada Mareykanka taagee rada joogtada ah ay siiyaan shacabka iyo dowlada Soomaaliya. Kulamadan ayaa qeyb ka ah dadaalada uu Guddoomiyaha ugu jiro soo celinta iyo hagaajinta xiriirka wad ashaqeyn uu Baarlamaanka Soomaal iya la leeyahay Baarlamaanada Adu unka.

R/ wasaare Xamse oo qaabilay danjira ha Bariga Afrika u qaabilsan dowladda Malaysiya

R/wasaaraha XFS Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Bariga Afrika u qaabilsan Malays iya mudane Ruzaimi Maxamad oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashi ga labada dal.

R/wasaaraha ayaa la wadaagay Danjiraha Ma laysiya fursadaha maalg ashi ee ka jira Soomaal iya iyo dhinacyada ay is ka kaashan karaan labada dal ee walaala ha ah, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, xoolaha, beeraha, kalluumeysiga, caafima adka iyo waxbarashada.

Dhankiisa, Danjire Maxamad ayaa uga mahad celiyey Ra’iisul wasaaraha soo dha weynta diirran, waxuuna hoosta ka xariiqay in dalkiisu uu Soomaaliya la yeelanayo xiri ir walaatinimo oo ku salaysan iskaashi iyo wax wada qabsi xooggan oo dhex mara labada waddan.

Aqoon is-weydaarsi ku saabsan daraa saynta xogta aasaasiga ah ee dhaq aal aha buluugga ah oo lagu qabtay muqdisho

Wasiiru dowlaha wasaaradda kallu um eysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah XFS Md.Xil.Maxamed Bashiir Cali Baxnaan ay aa daahfuray aqoon iswe ydaarsi ku saabs an soo ba ndhigidda daraasadda xog ta aa saasiga ah ee dhaq aalaha bulluu ga ah.

Aqoon isweydaarsigan oo laga soo sam eeyay dhamaan dowlad goboleedyada dal ka ayaa waxaa si wada jir ah u soo diyaar iyey Wasaar adda kalluumeysiga iyo Dhaq aalaha Buluugga ah, Wasaaradda Dakada ha, Wasaaradda Deegaanka, Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska, Wasaa radda Batroolka iyo Macdanta, iyo wasaar adda Korontada iyo Biyaha ee XFS.

Wasiiru-dowlaha wasaaradda Kallu ume ysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XJ FS Md.Xil. Baxnaan ayaa u mahad celiyay quburada soo diyaarisay daraasaddan oo uu sheegay ineey muhiim u tahay Soomaa liya isla marka ana uu rajeynayo in laga faa’ideysto

Midowga Yurub Oo Balanqaad U Same eyay Ra’iisul Wasaare Xamze

RWasaaraha XJFS Md. Xamze Cabdi Barre, ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka M/Yurub ee Soomaaliya Karin Jo hansson oo ay ka wada hadleen xoojinta is kaashiga iyo xiriirka ka dhaxeeya Soom a aliya iyo M/Yurub.

R/Wasaaraha ay aa Mi/Yurub uga mahad celiyey taa geerada dhinacyada kala duw an leh ee ay siiyaan Soomaaliya, isaga oo hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedah ay xoojinta taageerada ku aa dd an dhinac yada amniga, xasillinta, horu ma rinta adee gyada bulshada iyo kobcinta dha qaalaha.

Danjire Johansson ayaa sheegtay in M/Yurub uu sii wadi doono taageeradooda Soomaaliya, iyada oo intaa raacisay in xilligan Midowga Yurub kaalin muhiim ah ka qaadan doono barnaamijka xasillinta deegaann ada laga xoreeyey Khawaarijta.

Wasiirka Difaaca oo la dardaarmay Saraakiisha ciidan loo diyaariyey dagaal

Wasiirka W/Gaashandhiga XFS Md.C/dir Maxamed Nuur (Jaam ac) ayaa la qaatay Sar aakiisha Taliska Qeybta 60-aad ee C.X.Dalka. Was iirka oo uu Wehli yey Taliye ku xigeenka Ciida nka Xooga Dalka ayaa Saraakiisha Faray in si da ugu dhow u bilaaba an Howlgallada Dalka laga ga Saarayo al-shabaab

Wasiirka kula dardaarmay ciidanka Qey bta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka iney ka dhabeeyaan hadafkooda la xiriira sidii Al-shabaab looga ciribtiri lahaa degaanada ay ka joogaan Koonfur Galbeed.

Saraakiisha qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kulankaas ka balan-qa aday iney bilaabi doonaan howlgalka ayna naftooda u huri doonaan sidii Al-shabaab loo ciribtiri lahaa.

Madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh oo dhowaan booqday gobolada Bay iyo Bakool ayaa ku booriyey ciida mada xoo gga dalka iyo kuwa Koonfur galbeed iney ka qeyb qaataan howlg alada dalka looga

saarayo Al-shabaab.

Wafdi ka socda Baarlamanka JFS oo shir uga qaybgalaya dalka Angola

Xoghayaha guud ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka JFS mudane Cabdinasir Ibraahim Guuleed oo uu wehliyo xoghaye ku xigeenka golaha sha cabka md. Maxaa med Cabdullahi Cabdi (Ciyo w), ayaa ka qayb galay shirka xoghaya asha Baarlamaanka adduunka oo ka dha cay Magaalada Luanda ee dalka Angola.

Shirka ayaa sanadkan diiradda lagu sa aray horumarinta arrimaha la xisaabt anka Baarlamaannada addu unka iyo muhiimi yadda ay leedahay in laga guuro isticmaal ka waraaqaha oo hadda ay inta badan ist icmaalaan Baarlamaannadu loona guuro habka casriga ah (Digital-ka).

Xoghaye Cabdinaasir oo bogaadiyay shirka ayaa ballan qaaday in Baraalmaan ka Soomaaliya ay dardar gelin doonaan ku shaqaynta habka casriga ah ee Digital-ka, arrimaha mata laadda, Shuruucda iyo isla xisaabtanka.

Deni: Isbeddelka cusub ee ku yimid dega anada SSC wuxuu caqabad ku noqon doonaa dhameystirka dastuurka

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa sheegay in loo baahan yahay in si tax adar leh looga fiirsado isbeddelka ku yimid SSC iyo saama ynta uu ku yeelanayo halka ay Somal iland kaga jirto dhameystir ka dastuurka

Madaxweyne Deni ayaa aaminsan in ha ddii aan xal joogto ah laga gaarin, ay caqa bad ku noqon doonto geeddi socodka dhameystirka dastuurka DFS. Wuxuuna yiri,” Dastuurka iyo Shuru ucda dalku ma dhamaystirmayaan illaa SSC-Khaatumo iyo Somaliland xaalkooda la fiiriyo oo miiska lasoo fadhiisiyo.

Madaxweyne Deni wuxuu shee gay, Puntland in ay doonayso inay wax saxdo. Wuxuu sheegay in ay doonay aan in ay aragtidooda si sax ah u dhiibt aan, oo la helo dowlad dhamesytiran oo Soomaali yeed oo ku dhisan nidaam federaal ah.

Hadalkan ayuu madaxweyne Deni ka sh eegay,kalfadhigga baarlamaanka Punt and , oo ahaa kalfadhiggii ugu dambeeyay ee muddo xileedka baarla maanka maamulka Puntland.

Miisaaniyadda maamulka Hirshab elle oo la ansixiyay iyo arrimo kale oo muhi im ah oo laga hadlay

Madaxweynaha Hirshabelle Md.Cali Gu udlaawe Xuseen oo wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Md.Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shir gudoomiyay Kulanka Golaha Xukuumadda ee Dowl adda Hirshabeelle. Shirka Golaha Wasii rada ayaa Shalay looga hadlay Arrimaha amniga, Howlgalada Al Shabaab looga xore ynayo deegaanada Hirshabeelle, Hindi se-Sharciyeedka xafiiska dhiirigelinta maalgashiga, Hanaan ka xiriirka iyo isku-duw ista deeqaha caalami ga ah, Geedi-socodka Goleya asha deega anka, ka doodista miisa aniyad sanade ed ka Dowladda ee 2024-ka, iyo Fatah aada ha iyo duufaanada elnino.

Wasaaradda amniga ayaa ka warbixis ay xaaladaha amni ee deegaanada Hirsh abeelle iyo Howlgalada lagu baacsanayo kooxda Khawaarijta ah ee alshabaab.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa ka warbixiyay hanaanka maamul u same ynta degmooyinka iyo halka ay mare yso dhis maha goleyaasha deegaanka Caasimada Jowhar oo heer gabo-gabo ah maraya xul ista xubnaha kamid noqonaya golaha dee gaanka degmada Jowhar, Wasiirka ayaa dhanka kale xusay in degmooyinka Buulo-burde, Aadan-yabal, Maxaas iyo Warshe ekh dhowaan laga dhisayo goleyaasha deegaanka.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Mus iibooyinka ahna Gudoomiyaha Gud iga Fatahaadaha iyo Dabeylaha Elnino ayaa ka warbixisay Roobabkii xooga naa ee ka da’ay deegaanada Hirshabe elle gaar aha an qasaaraha uu ka gey stay Magaalada Beledweyne, Dhanka kale waxa ay ka warbixisay Kulamo uu gudiga Fatahaada ha iyo Dabeylaha Elnino la qaatay Hay’ada ha samafalka si la isugu dubarido howlaha gargaarka iyo samatabixinta dadka ay sa ameey aan fatahaadaha iyo dabeylaha.

Wasaarada Maaliyada ayaa golaha hor keentay Miisaaniyad Sanadeedka Dowlad da ee 2024-ka kadib dood dheer oo goluhu ay ka yeesheen wax ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen miisaaniyadda dowladda ee 2024.

Golaha Xukuumadda ayaa lagu hor dha ariyay Wasiiru-dowlaha cusub ee Madaxto oyada Dowladda Hirshabeelle Mudane Abuukar Axmed Cali (Dhaga-gaab)

Ugu dambeen Madaxweynaha iyo Gol aha Wasiirada ayaa bogaadiyay dadaalka ay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ku bixi neyso dhismaha Goley aasha deegaanka gaar ahaan golaha deegaanka Jowhar oo xubnihiisa uu gabo-gabo maraya.

Askari ka tirsanaa Ciidanka xoogga oo dil toogasho ah lagu xukumay

Maxakamadda Darajada 1aad ee Ciidam adda qalabka sida ayaa Shalay Dable Xoo gga Maxamed Cabdixakiin Maxamed Saal ax Ganeey ku ridday xukun dil ah sida uu warbaahinta u sheegay Janaraal Liibaan Cali Yaroow Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamadda qala bka sida.

Gacan ku dhiigle Gane ey ayaa lagu soo eedeey ay in uu dil kas u geystay Saax iibkiis marxuum Dable hore Xoogga C/hi Maxamed C/dir oo ay kaw ada tirsanaayeen Ururka 22-aad gu utada 23 aad ee Gungaar falk aas oo ka dhacay aargada degmada Deyni ile ee Gobolka Banaadir 20-7-2023.

Baaris dheer ka dib, garsoorka Maxka mdda Darajada 1aad ee Ciidmada oo dha geystay dhinacyada dacwadda ayaa 26-kii September ee sanadkan ku xukuntay Dab le Xoogga Maxamed Cabdixakiin Maxam ed Ganeey dil toogasha ah, taas oo ah qis aasta marxuum Dable hore Xoogga Cabd ullaahi Maxamed Cabdulqaadir.

Maxkamadda sare oo waqti ku filan si isay dhinacyada dacwadda ayaa ugu dan bayn Shalay ku raacday xukunkii dilka ah aa ee horay ay ugu xukuntay Maxakamad da Darajada 1aad Ciidam adda Dable Xo ogga Maxamed Cabdix akiin Maxamed Saalax Ganeey

W/Ganacsiga Somaliland "hala ogaado Itoobiya ma rabto Dekad ay maalga shato ee waa dhul doon”

Wasiirka Ganacsiga Maamulka Somali land ayaa ka hadlay war dhawaan uu ba arlamaanka Dalkiisa ka jeediyay R/wasaar aha Itoobiya Abi Azmed.

Abi Axmed wuxuu baarlamaankiisa ka sheegay inay doonayaan inay maal ga shtaan dekada dalalka dariska la ah.

"ogaada Itiobiya ma rabto dekad ay maalg ash ato ee waxay rab taa dhul la siiyo dee dhulna la is masiiyo ”ay uu yiri Wasiirla Gancsiga Somalil and Max amuud Xasan oo ka hadlaayay kulan ka dhacay Magaalada Boorame

Wuxuu si cad u sheegay in Itoobiya Ra bin dekad ay maal gashato balse ay rabto dhul la siiyo gaar ahaan Saylac kadibna ay iyagu dekad ka sameys taan.

Hadalka Abiy Axmed ayaa hadal heyn badan ka dhaliyay warbaahinta iyadoo xit aa Da ka hadashay lana cadeeyay in dam

aca itoobiya uusan shaqe yneyn.

Meydka wiil Somali ah oo laga helay guri uu ka deganaa M/Kampala.

Wararka laga helaayo Magaalada Camp ala ee Xarunta Dalka Uganda ayaa shee gaya in meydka Wiil Soom aali ah laga he lay qol ka mida guri uu halkaasi ka deg anaaSoomaalida ku dhaq an halkaasi oo asxaabti isa ah ayaa sheegeen in mar xuumka lagu maga caabo Maxamed C/qani islamarkaana uu ka mid ahaa dhalinyarad Soomaalida ee dalkaasi ku sugnaa.

Marxuumka ayay sheegeen in maalma haan danbe uusan kaba soo baxeyn gur iga kuna yaraaday la kul anka asxaabtiisa.

Meydka Marxuumka ayaa la helay isa goo dhinsan hal asbuuc islamarka ana uu isbadalay jirkiisa lagana waayay wax dhe ecaan ah. Sidoo kale waxay sheeegeen in baarit aanka Dowlada kadib ay ku guuleyst een in ay aasaan marxuumka.

Lama sheegin asbaabta keentay geeridi isa balse waxaa la filayaa in baaritaanada lagu ogaan karo.

Faysal Cali Waraabe: Xasan Sheekh in la fashiliyo ayaa la doonayaa

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka So maliland ee UCID, ayaa sheegay in dad ay doonayaan inay la fashiliyaan dadaalka Ma daxweyne Xasan Sheekh ee nab ada ynta Soomaaliya.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in dad ay ku hawlanyihiin in la fa shiliyo dagaalka uu madax weynuhu kula jiro Al Shab aab, lakiin uu is aga laftiisu isf ashilinayo.

"Xasan Sheekh intaasoo jeer ayaan idhi hala caawiyo in la fashiliyo ayaa la doonay aa, lakiin isagii ayaa is fashilinaya, ma jir to meel Shalay nabad ah 5-tii dowladood ee ay samaysteen, Hiiraan waad aragtay, Jub aland waad aragtay" ayuu yidhi Wara abe.

Waxa uu sheegay in Somaliland iyo Xas an Sheekh dad isku mid ahi ay kusoo qaa deen weerar isku mid ah, isla markaana ay rabaan in ay labado odaba fashiliyaan, isa ga oo sheegay in Somaliland ay isdifa aca yso.Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in So maliland wakhtigan la joogo anay muc aarad &muxaafad kala lahayn, isla markaa na ay isdifaacayso, oo ay xuduudaheeda tagayso sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Dowlada Itoobiya ayuu fariin u diray, isaga oo ugu baaqay in Itoob iya anay marti galin salaadiin uu sheegay inay ku fooganyihiin duminta Somaliland, si lamid ah sida Somaliland anay u martigalin mucaaradka Itoobiya.

Madaxweyne Ku Xigeenka Somalil and Oo Ka Hadlay Damaca Itoobiya Ee Dekadda Saylac Madaxwayne ku xigeenka maamulka So maliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaa ciil Saylici, ayaa sheegay in Somaliland aaney marnaba oggolaan doo nin in dekad lagu qa ato hab aan sharci ah ayn. Wuxuu sheegay in qa abkii uu raysal wasaa raha Itoobiya Abiy Axmed uu soo hadal qaaday dekadda Sayl ac ay ahayd qaab ka duwan hababka loo galo he shiisyada caalamiga ah marka wax la kala qaadanayo.

Cabdiraxmaan Saylici ayaa intaa ku dar ay in Somaliland aaney diidaneyn in dekad da Saylac la horumariyo oo ay noqoto tan ku xigta dekadda Berbera.

Waxaa uu muujiyay madaxweyne ku xi geenka Somaliland in arrintaan sidoo kale ay war ka soo saari doonaan madaxweyne Biixi iyo wasaaradda arrimaha dibadda So maliland. Hadalkan ayaa imaanaya iyadoo maal mihii la soo dhaafay aad loo hadal ha yay doonitaanka Itoobiya ee ku aaddan de kad saaran badda cas arrintaa oo rayal wasaare Abiy ka hor sheegay baarlama nka dalkiisa dhawaan.

Kenya oo shaacisay Magacyada 35 xub nood oo ka tirsan Alshabaab oo lagu Ee deeyay Weeraradii G/Lamu

Kenya ayaashaacisay magacyada 35 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo ku eedeysan inay ka dambeeyeen weer arro ka dhacay gobolka xeebta ee Lamu.

Dowladda Kenaya ayaa dalbaday sha cabka dalkeeda inay si iskaa wax u qabso ah ugu soo gudbiyaan macluum aad hors eedi kara in la soo qabto 35 ka tirsan Al-Shabaab, kuwaas oo ka dam beeyey wee raradii ka dhacay gobolka Lamu.

Madaxda Hay’adda damni barista ee Kenyaayaa codsanaysaay bulshada qayb aheeda kala duwan in ay si mutadawac nimo ah ugu soo gudbiyaan xogta horsee daysa in la soosoo qabto soddon iyo shan ta eedaysane ee ka dambeeyay Warar adii Xeebta laamu, kuwaas oo qayb ka ah shabakada Al-Shabaab, u qaabilsanaa qor shaynta iyo abaabulka weeraradaas iyo de egaanka weyn ee Boni,” ayaa lagu yiri qo raal kasoo baxay xafiiska booliiska la dag aalanka argigixisada Kenya.

Sidoo kale’ D/Kenya ayaa ku amartay eedeysanayaasha inay si deg deg ah is kugu soo dhiibaan booliiska.

D/Kenya ayaa Dhanka kale sheegtay Inay abaalmarin siinayso ciddii la timaada xog horseedaysa in la soo xiro Eedeysan ayaasha .

Afhayeen cusub oo loo doortay Aqal ka Wakiillada Mareykanka iyo saluug laga muujiyey

Afhayeenka Aqalka Wakiillada Marayk anka ayaa Shalay loo doortay Mike John son oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka.

Ninkaan ayaa la shee gay in uusan laheyn khibrad ku filan oo hoggaami need, dad badan ayaana durba sa luu gay inuu noqdo Afhaye enka Aqalka, kadib saddex toddobaad oo guddoon la’aan ah.

Johnson ayaa bedelay Kevin McCa rthy oo xilka laga qaaday saddexdii bishan, ka dib markii kooxda mayalka adag ee xisbiga Jamhuuriga oo ka car ooday heshiiskii ay la galeen dimuqra adiyiinta oo baajiyay joo ginta howlaha dowladda ay mooshin xil ka qaadis ah ka keeneen.

Johnson ayaa helay 220 cod, halka Ja keem Jeffries oo ah hoggaam iyaha xisb iga Dimuqraadiga ee Aqalka Wakiillada oo la tartamaayey uu helay 209 cod.

7yadii lasoo dhaafay, Jamhuuriga oo aqla biyada yar ku heysta aqalka ayaa diiday sa ddex musharrax oo suurtagal ahaa, kahor inta aysan dooran Johnson oo 51 ah oo laga soo doorto Louisiana.

Johnson ayaa ka mid ah taageere yaa sha madaxweynihii hore ee dalka Marey kanka Donald Trump.

Israa’iil ayaa duqaysay guriga Wariye ka tirsan Aljazeera oo live ku jiray

Wariyaha Aljazeera ee Gaza Wael Ald axduux ayaa xubna qoyskiisa ka tirsan ku geeriyoodeen duqaynay geysatay Isra a’iil.

Xaaska wariyaha, Wi il iyo Gabar uu dhalay ayaa ku heeriyooday du qayn ka dhacday goob ay ku soo qaxeen qows ka wari yaha.

Yahuudda ayaa duq ayn arxan la’aan ah ka wadda marinka Gaza, waxaana sida an oo kale ay u dileen wariyihii Aljazeera ee Shr iin Abu Caaqil oo kasoo warami jirtay

Halkas

srael oo si carro leh uga dalbatay Xogh ayaha Guud ee Q/M. in uu is casilo

Israel ayaa si adag uga falcelisay hadal ka Xoghayaha Guud ee Qaramada Mido obey uu ku sheegay in Israel ay ku xad gudubtay sharcigada caalamiga ah ee bani’aadantinimada.

António Guterres ayaa Talaadadii shir ay Golaha Ammaanka ee Q/ Midoo bey ka yeesheen colaadda Israel iyo Falastiiniyii nta ka sheegay in waxa ka socda Gaza ay baalmarsan yihiin sharc iga caalamiga ah ee bani’aadantinim ada iyo kan dagaalka.

Xoghaye Guterres ayaa sheegay in wee rarkii Xamaas ay 7-dii bishan ka gaysatay dhulka la haysto uu la xiriiro uun mid ka dhan ah gumeysiga ay Isra el muddada dheer ku hayso shacabka Falastiiniyiinta.

Safiirka Israel u fadhiya Qaramada Mid oobey, Gilad Erdan ayaa wax laga naxo ku tilmaamay in Xoghayuhu uu u qiil dayo weerarkii Xoogaga Xamaas.

"Khudbaddii naxdinta lahayd ee uu Xo ghayaha Guud ee QM. jeediyay Shir ka Go laha Ammaanka, iyadoo gantaalo lagu soo ridayo Israel oo dhan, waxay si shaki la’ aan ah u caddeynaysaa in Xoghayuhu uu gebi ahaanba la socon xaqiiqda ka jirta gobolka.” Ayuu yiri Safiirka.

Safiirka ayaa yiri "Marka uu leeya hay weerarka Xamaas uma dhicin sabab la’a an, wuxuu muujiyay fahamka argagixisada iyo dilalka ay gaystaan. Runtii waa wax aan la fahmi karin, waana wax laga xum aado.”

Safiirka ayaa ugu baaqay Xoghaye Gut erres in uu is casilo, tani oo noq onaysa markii ugu horreysay oo Safiir Israeli ah uu Xoghaye Guud ee QM. oo xilka hayo ugu baaqo in xilka uu ka dego.

"Xoghayaha Guud ee QM. oo muuj iyay fahamka ololaha dil wadareedka carruurta, haweenka iyo waayeelka, uma qalmo inuu hoggaamiyo Q/ Mido obey. Waxaan ugu baaqaya inuu si degdeg ah isu casilo.” Ayuu yiri Gilad Erdan, Safiirka Israel ee Q/Midoobey.

Safiirka ayaa hadalkiisa ku xoojiyay "Ma jirto wax sabab ah ama macno leh oo lagu la hadlo kuwa u naxariista xadgudubyada ugu xun ee lagu hayo muwaadiniinta Isr ael. Ma jiraan wax hadal ah.”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israel, Eli Cohen ayaa dhalleeceeyay hadalka Xogha yaha Guud ee Q/Midoobey. "Md.Xogha ye, adduunkee ku noosh ahay? Xaqiiqdii kani maaha adduunkee nna.” Ayuu yiri Wa siirka oo ka hadlayay fadhiga gaarka ah ee Golaha Ammaan ka.

Wasiir Cohen ayaa baajiyay kulan la qorsheeyay oo lagu waday in Xog haye Guterres uu kula yeesho Magaa lada New York.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Falas tiin, Riyad al-Maliki oo isna madasha ka had layay ayaa wax laga xumaado ku tilmaam ay tallaabo la’aanta Golaha Ammaanka, si loo joojiyo rayidka ay Israel ku leynayso Gaza.

Mareykanka oo ka digay in Iran ay furin cusub kaga furto Bariga Dhexe

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mar eyk anka, Antony Blinken ayaa sheegay ina anu Mareykanku doonayn dagaal uu haa tan la galo dalka Iran, xilli ay meel adag mareyso colaadda Israel iyo Fal astiin iyiinta.

"Mareykanku ma doonayo dagaal uu la galo Iran, waxaana ka digaynaa in Iran iyo cid kastaba ay weeraraan shaq aalaha Ma reykanka, meel kasta oo ay dunida kaga sugan yihiin.” Ayuu yiri Xoghayaha Arrim aha Dibadda Marey kanka.

Xoghayaha oo Talaadadii ka hadlay ay shir ay Golaha Ammaanka ee Q/M. ka yee sheen xiisadda ka sii dareysa ee Bariga Dhexe ka jirta ayaa sheegay in Washing ton ay difaaci doonto, haddii ciidamadeeda la weeraro.

"Ma rabno in dagaalkani uu sii ball aar to, laakiin haddii Iran ama xulafadee da ay meel kasta ku weeraraan shaqa alaha Mar eykanka, si degdeg ah ayaan u difaaci doo nnaa.” Ayuu yiri Blinken.

Gobolka ayaa waxaa ka jirta cabsi xo og leh oo laga muujinayo in rabsha daha dib uga soo dhex cusboonaaday Falastiini yiinta iyo Israel ay ku fidaan gobolka intiisa kale.

Iran ayaa ku hanjabtay in Xisbullah iyo kooxaha kale ee taageerto ay ku biiri doo naan dagaalka, haddii Israel ay sii waddo duqaymaha baahsan ay ka gaysaneyso Marinka Gaza, iskaba daa in ciidamadee da ay gudaha u galaan magaaladaasi.

Saldhigyada Ciidamada Mareykan ka ay ku leeyihiin dalalka Iraq iyo Syria ayaa waxaa maalmihii ugu dambeysay weeraro ku hayay xoogaga ay Iran taag eerto ee dalalkaasi ka hawlgala.

Madaxweyne Joe Biden ayaa Isniintii Waaxda Difaaca Mareykanka amar ku sii yay in ay ka hortaggaan weerarada ay gay sanayaan kooxaha hubeysan ee taab acsan Tehran.

Waaxda Pentagon-ka Mareykanka ay aa la sheegay inay qaadeyso tallaab ooyin cusub, oo lagu ilaalinayo amniga ciidama dooda ku sugan Bariga Dhexe.

Mareykanka ayaa horaan gobolka u soo diray maraakiib dagaal, diyaarada ha cas riga ah ee ay Militariga Marey kanka ku hubeysan iyo saanad hub ah oo lagu taageerayo Maamulka Israel.

Mareykanka ayaa sidoo kale isku da yaya in Israel uu ka ilaaliyo in kooxaha jih aadiyiinta ay ka soo weeraraan meel ka baxsan dhulka Falastiiniyiinta, inta ay Tel Aviv ku howlan tahay waxa lagu sheegay hawlgaladeeda is difaacidda.

Ka dib weerarkii Xoogaga Xamaas ee Falastiiniyiinta ay 7-dii bishan ka gay steen dhulka la haysto, Israel ayaa qaadday falc elin adag oo duqaymo ah, oo ay weli ka waddo Marinka Gaza. Illaa iyo hadda inta la xaqiijiyay waxaa duqaymahaasi ku geeri yooday in ka badan 5,790 qof oo dad rayid ah

Mareykanka, Ruushka iyo Carabta oo xabbad-joojin u raadinaya dagaalka Gaza

Mareykanka, Ruushka iyo qaar ka mid ah dalalka Carabta ayaa ka mid ahaa wa ddamo Talaadadi Dorraad riixayay isku day ay ku rabaan in dagaalka u dhaxeeya Israel iyo Xamas ha5ad la geliyo ama in la gaaro xabbad-joojin, si fursad loogu helo in gargaar bani’aadannimo la gaarsiiyo dadka ku go’doonsan magaalada hareereysan ee Gaza.

Xilli ay wali sii socdaan duqeynta cirka ah ee ay ciidanka Israel ku hay aan Gaza, ayaa gelinki danbe ee Dorraad waxaa Gaza u gudbay illaa sideed ba abuurta xammuulka ah oo waday cunto, biyo iyo dawo. Gaadiidkan ayaa ka gudbay Marin ka Rafax ee ah kan kaliyah ee isku xira Gaza iyo Masar.

Aqalka Cad ee looga taliyo Marey kan ka ayaa sheegay, in Madaxwe ynaha Mar eykanka Joe Biden iyo dhaxal-sugaha boq ortooyada Sacuud iga Mohamed bin Sal man, oo Talaa dadi Dorraad khadka telef oonka ku wada hadlay, ay isku raaceen "in la ballaariyo dadaalladda diblamaasiy ad da, si loo ilaaliyo xasilloonida gobo lka loog ana hortago in rabshadaha ay sii faafaan.”


DALALKA AY AL SHABAAB HUBKO ODA U ADEEGSATO DAGAALLADA OO LA SHAACIYEY


KOOXDA AL-SHABAAB

Kooxda la socodka iyo kormeerka xa yira ada hubka ee saaran Soomaaliya oo ah koox ka kooban khubaro ayaa soo sa aray warbixin lagaga hadlay xaaladda Soo maaliya taas oo loo gudbiyey Golaha Amaanka ee Qara ma da Midoobay.

Warbixinta oo ka kooban 107 bog ay aa dul maraysa dhacdooyinka ama anka awooda Al-shabaab,dagaalka adag ee ay dowladdu kula jirto iyo iska ashiga saaxiibada caalamiga ee ta ageera Soo maaliya.

Kooxdan ayaa ku sheegtay qaybta war bixinta ee Al-Shabaab ay kaga hadleen in muddadii ay wadeen aysan jirin wax muh iim ah oo ka muuqda hoos u dhac ku yimid awooda kooxda.

Laakin waxay qireen in ay cadaadis ka la kulmeen duulaanka ay hormuudka ka tahay Dowladda Federaalka.

Guddigan waxa kale oo ay xuseen inays an xaqiijin Karin sheegashooyin maamula da Hirshabele, Galmudug iyo wasaarada warfaafinta Soomaaliya oo sheegay in lix kun oo ka tirsan kooxda la dhaawacay ilaa saddex kun oo kalena la dilay .

Khuburadan ayaa tilmaamay in isku tol anka ciidamada iyo bulshooyinka maxal liga ay muujiyey horumar wana agsan

Warbixinta waxay sheegtay in wali hab dhismeedka kooxdu yahay mid u muuqda sidiisii hore oo an wax weyni iska badalin.

Axmed Diiriye oo loo yaqaan Abuu Cubayda ayaa wali isku tirinaya inuu yahay Amiirka Al-Shabaab, sida warbix inta lagu sheegay.

Dhanka kale waxay warbixintu tibaaxd ay in tababar xoog leh ay siiy een ciidama da oo ay ku tababareen deegaano hor leh.

Weerarada dhulka iyo duqaymaha cirka ee lagu hayo kooxda Al Shabaab ayaa ko oxda la socodka iyo xayiraada hubka saa ran ee Soomaaliya ay tilmaa meen inay ahaayeen kuwo si joogta ah loogu qaada yey.

Saraakiil sar sare oo Al-shabaab ka tir san ayaa warbiixntu xustay inay ku dhin teen duqaymo cirka oo saaxiibada caalam iga ee Soomaaliya ay fuliyeen, iyo howl galo dhanka dhulka oo ciidamada dowlad da Soomaaliya ay ka fuliyeen gobollada dalka.

Qoraalka sawirka,

Hogaamiyasha Al-shabaab

Guddiga ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay u fududeysay afar kormeer oo ay sameeyeen intii ay ku guda jireen ho wlahooda.

Tixraaacyo ay ka heleen hub Al-alsh abaab lagaga qabtay deeganada Wisil, Gal mudug; Maxaas, Hirshab eelle, Janaale, Shabeellaha Hoose iyo Kismaayo, Jubba land sanadikii 2020kii ayey khubaradu ade egsadeen.

Hubkaas ayaa yaalla kaydka xerada Xalane ee garoonka Aadan Cadde,sida ay guddigu ku sheegeen warbixin tooda.

Hubka la baaray ayaa isugu jiray 73 qori oo kuwa daran dooriga u dhaca ah sida (AK, AKM, Type 56, Type 56-1) sidoo kale noocyada kale ee la eegay waxaa ka mid ah Nooca 56-2, MPi-KM-72), 7.62x54 mm caliber PKMs, qoryaha fudud ee M86, iyo garnaylada.

Si gaara guddiga ayaa diiwan galiyey ilaa 36 noocyadaas hubka ah oo leh sifoo yin la raad raacay.

Magacyada Dalalka hubkooda ay adeeg sadaan.

Sida ay warbixintooda ku sheegeen khuba radan, dalal ku yaala Yurub iyo Aasiya ay aa leh tixraaca hubka ay kooxdu adee gsato.

Dalalka Bulgaariya Shiinaha, Hung ary, iyo meelo aan la cayimin ayaa muujiyey sifooyinka lala xiriirin ayo.

Bulgaariya

Dalka Bulgaariya waxaa Guddigu shee geen in laba nooc oo ah sand uuqyo rasa as oo loogu tala galay 7.62x39 mm iyo 7.62x54 mm ay qayb ka ahaayeen saanad la keenay Soo maaliya bishii febraayo 20 22-kii oo loo gu talagalay ciidanka gaarka ee Danab.

Shiinaha

Calaamadaaha 36 nooc oo hubka la eegay ah ayaa muujinaya inay ku xiriiraan, soona saareen warshadaha shiinaha sa nadihii 2015kii ilaa 2020-kii.

Hangari

Dalkan ayaa lala xiriray hal qori oo nooca AK63D ah, iyo shan qori oo nooca AK ah oo leh calaamado muujinaya soo saarista laba warshadood (Izhmash iyo Tula), oo la soo saaray intii u dhaxaysay 1953 iyo 1974.

Meelaha aan la aqoon

Ilaa afar qori oo noocyadoodu kala yi hiin AK ah, Shan qori nooca AK103 iyo mid kale PKM ayey guddigu shee geen inay san ku xiriirin cidna balse tuhumo wali dala lka hore qayb ah ay ka muujiyeen.

Awoodaha gobolka ee Al-Shabaab.

Qoraalka sawirka,

Madaxda Al-shabaab.

Warbixinta ayaa sidoo kale dul istaag tay awooda kooxda iyo arbushaado ay ka gaysteen dalalka dariska la ah Soomaalida sida Ethiopia iyo Kenya.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoob iya ayaa soo saartay macluumaa dka 7dii Juun 2023, kaas oo ay ku sheegeen in cii damada Difaaca Qaranka Itoobiya uu fa shiliyay weerar Al-Shabaab meel u dhow Doolow oo ku taal xadka Soomaaliya la wadaagto Itoobiya.

Dhanka kale Al-shabaab ayaa kor dhi say weerarrada joogtada ah ee ay ka gey sanayaan xadka Kenya ay la wadaagto So omaaliya intii lagu guda jiray xiligii warbix inta.Waxaa la beegs aday Ismaamulada Gaarisa,lamu&Meelo kale.XIGASHO:-BBC

Erdogan: "Xamaas ma’aha argagix iso ee waa koox xornimo doon ah”

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in Xamaas aysan ahayn Argagixiso balse ay tahay koox xoreyn oo dagaal ugu jirta sidii ay dalkooda u xoreyn laheyd.

Erdogan ayaa sidoo kale sheegay inuu joojiyay qorshe uu ku booqan lahaa Israa’iil taasoo qeyb ka ah siyaasadda dalkiisa ee ah inuu caadi ka dhigo xiriirka uu la lee yahay maamulka Yahuudda.

Waxa uu sheegay in ra’iisul wasaar aha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu "si kha ldan u isticmaalay awood Milateri uuna weerarkii Xamaas ku qaaday Israel mar marsiiyo uga dhigtay inuu geysto xasuuq bar eer ah.

"Xamas ma aha urur ar gagixiso, waa koox u dagalameysa xor iyada dhul kooda iyo dadkeeda,” ayuu yiri hogaa miyaha Turkiga.

Mareykanka iyo dalalka la xulafada ah ayaa Xamaas ku daray liiska koox aha ay ugu yeeraan argagixisada.

Madaxweyne Erdogan oo lagu tiriyo ho gaamiyeyaasha dalalka islaamka ee sida weyn uga hor yimaada siyaasa daha reer galbeedka ayaa lagu dhalee ceeyey inuu san wax ku filan ka qaban dhibaatada iyo xasuuqa ay israel ka wado Gaza.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip