HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO ARBACO 25-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Wednesday October 25, 2023 - 08:49:39 in Wararka by
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO ARBACO 25-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sh. oo gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Max amuud ayaa gaaray Magaalada Brussels ee dalka Belgium, halk aas oo uu kaga qaybg ali doono shirka Midow ga Yurub iyo wadama da soo koraya.

Madaxwaynaha ayaa khudbad dhinac yo badan taabanaysa ka jeedin doona ma dasha oo socon doonta inta u dhexeysae 25-26 Oktoobar 2023.

R/Wasaare Ku-xigeenka XFS oo sheeg ay in ay ka go’an tahay dardar gelinta arrimaha wax-soo-saarka dalka

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka XFS Md .Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoom iyay shirka Golaha Sugidda Cunnada iyo isbeddelka cimillada ee heer Wasiir.

Shirkan oo ah midkii labaad ee ay yeeshaan Golaha Sugidda Cunn ada iyo isbeddelka Cimilada ayaa looga hadlay sidii dalku u gaari lahaa isku filnaan sho dhanka cunnada ah iyo sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka oo saamayn balla aran ku leh shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa she egay sida ay Xukuumadda Dan-Qaran uga go’an tahay dardar gelinta arrimaha la xiriira wax-soo-saarka iyo sidii shacabka Soomaaliyeed ula soo bixi lahaayeen dalagga dalka isla markaana uga faa’idey san lahaayeen khayraadka noocyada bad an ee dalkeenna ceegaaga.

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray dhis maha Waddada Laamiga Via Liberia ee D/Waaberi

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuu suf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xar igga ka jaray dhisma ha Waddada Laamiga Via Liberia ee Degma da Waaberi oo lagu dhisay isku tashiga Bu lshada iyo Barnaamijka dalkaaga ku dhiso hal dollar.

Munaasabadda Xarigjarka waxaa go ob joog ka ahaa Gud doomiye Kuxige enka Amniga iyo Siyaasa dda Gobolka Banaa dir, Guddoomiye Kuxig eenka Howlaha Gu ud ee Maamulka Gobol ka Banaadir, Ta liye Kuxigeenka Ciidanka ilaalinta Deeg aanka Xamar iyo Maamulka Degmada Waaberi.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuu suf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ugu baaqay bulshada caasimadda in ay ka qe yb qaataan Amniga iyo horumarka Caasi madda.

D/Somalia oo Dalka dib ugu soo celisay muwaaddiniin ku xannibnaa D/Liibiya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Shalay dalka dib ugu soo celisay 99 muwa addiniin Soomaaliyeed ah, kuwaas oo mud do ku jiray xabsiyo ku yaalla dalka Liibiya.

uwaaddiniintan oo hab tahriib ah ku galayLiibiya ayaa waxaa soo celint ooda is ka kaa shaday Wasaara dda Arri maha Di bedda XFS iyo Hay’adda socdaalka Add uun ka IOM ayaa waxaa garo onka diyaa radaha Muqdisho kusoo dhowe eyay Erge yga gaarka ah ee xafiiska Mada xweynaha JFS u qaabbilsan soo galootiga iyo xaq uuqda carruurta, Mar yan Yaasiin Jaamac iyo Raage Cusma an oo ah Agaasi maha waaxda Carabta ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda.

Agaasimaha waaxda Carabta ee Wa saaradda Arrimaha Dibedda XFS , Raage Cusmaan ayaa Waraabhnta Qaranka u sheegay in muwaaddiniintan oo ka ko obnaa 88 rag ah iyo 11 haween ah ay 47 ka mid ah ka dejiyeen magaalada Har gey sa, halka 52 kalena la keenay Muqd isho.

Agaasime Raage ayaa howshan ugu mahad celiyay madaxweynaha JFS, Hay’a dda socdaalka Adduunka IOM iyo Safaa radda Soomaaliya ee dalka Liibiya, wux una dhallin yarada Soomaaliyeed faray in ay dalkooda iimaansadaan kuwa doonaya tahriib kana ay ku tusaale qaataan muwa ad diniintan Shalay lasoo celiyay.

Agaasimaha ayaa sidoo kale sheeg ay in ay jiraan muwaaddiniin kale oo ku xanni ban dalka Liibiya, kuwaas oo dhowaan ay rajeynayaan in dalka dib loogu soo celiyo.

Madaxa VOA Somali, Cabdiraxmaan Yabarow oo abaalmarin lagu guddo onsiiyey Minnesota

Madxafka Hiddaha iyo Dhaqanka Soo maaliyeed ee Minne sota ayaa abaalmar inno guddoonsiiyay shak hsiyaad uu ka mid ahaa, madaxa laanta Af-Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxmaan Yabarow.

Ya barow, oo ah suxufi rug caddaa ah ay aa abaalmarinta loogu magac-daray "Hal yeyga” ku guddoomay xarunta ay munaas abadda ka dhacday oo ay xaadir ku aha ayeen boqolaal qof oo u badnaa Sooma alida ku nool Gobolka Minnesota ."Abaalm arintan waxay ka dhigan tahay oo ay qirey saa waxqabadkeygii inta aan kusoo jiray warbaahinta, iyo VOA-da oo ay dadka igu xasuustaan dhowr iyo tobanki sano ee u danbeeyay ee aan madaxda ka ahaa. Sidoo kale guushan waa mid u soo wada hoyatay dhammaan shaqaalaha VOA, ku wa jooga Wash ington iyo kuwa dunida da afaheeda ku baahsan.” Ayuu yiri Cabdira xmaan Yabarow.

Cabdiraxmaan Yabarow oo Warbaahin ta ka soo bilaabay Radio Muqdisho todoba ata meeyadi ayaa u guuray Mareykanka, bilowgii siddeeta maadki. Marka laga yima ado tacliinta u ku qaatay Mareykanka, wux uu door ka ciyaaray hor umarinta saxaa fadda So omaaliya, isaga oo u soo shaqeey ay idaacad aha caalamiga ah ee kala ah BBC-da laanteeda Af-Soomaaliga iyo Voi ce of America.

Wuxuu hormuud u ahaa saxafiyiintii lagu furay qaybta Soomaaliga ee VOA, oo uu marki dambena madax ka noqday sann adki 2009-ki. Tan iyo xilligaasi, waxa uu VOA Somali gaarsiiyay in ay noqoto War baahinta loogu dhageysiga badan yahay Som liya iyo guud ahaan dhulka ay Sooma alidu degto ee Bariga Africa.

Shiinaha oo Somalia ka taageeraya wax ka qabashada Abaaraha & Fataha adaha

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamu ud Macallim Cabdulle ayaa kulan u jeedk iisu yahay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya labada dal gaar ahaan ga rg aarka bini’aad annimo la qaa tay Safiirka Shiinaha u fa dhi ya Soomaaliya Mr Fei Shen gchao.

Guddoomiyaha SoDMA ayaa uga mah ad-celiyey dowladda Shiinaha kaalintooda wax ku-oolka ah ee ay ka gaysanayaan wax ka qabashada mushkiladda abaaraha, fatahaadaha iyo guud ahaan musiibooy inka bani’aadannimo ee dalkeenna ka jira.

Hay’adda SoDMA ayaa hormuud u ah dadaalllada loogu diyaar garoobayo cimil lada El-nino oo laga yaabo in ay saameey so ilaa hal milyan oo qof oo ku nool guda ha dalka.

Guddida la Dagaalanka Sicir barar ka Somaliland oo go'aamo kasoo saa ray qiimo dhaca shillinka

Guddida Ladagaalanka Sicir-bararka So maliland ayaa soo saaray go'aamo kor loogu qaadayo qiimaha shillinka Somal ila nd oo hoos u dhac ku yimid.

Guddida ayaa fartay dha maan shirkadaha ganacsiga iyo kuwa adeegyada bixiya in ay alaabada iyo ade egyada ay bulshada ka iibiyaan, ay ku iibiy aan Shillinka Som aliland.

Sidookale waxa lagu amray shirkadaha sarifka iyo kuwa kale ee ka ganacsada lac agta, in ay u hoggaans amaan heerka sar ifka ee uu sida maali nlaha ah usoo saaro Baanka Dhexe ee Somaliland.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Xalay Wasiiro Magacaabay

Madaxweynaha D/G/ Hirsh abeelle Cali Guudlaa we Xuseen ayaa soo saaray War eegto ku taariikheysan 24, Oktoober, 2023, kuna saa bsan magacaabis Wasii rro. Md.Guudlaawe: Mark uu arkay: Qodobada 56aad iyo 57aad ee Dastuurka Hirshabeelle.

Markuu arkay: In ay lagama maarmaan tahay dardargelinya Shaq ada baaxada leh ee Xukuumadda.

Markuu Tixgeliyay: Aqoonta, kartida iyo Waayo-aragnimada mudanayaasha loo Magacaabay Xilalka hoos ku xusan.

Markuu la tashaday: M/weyne Ku-xigee nka Hirshabeelle.

WUXUU MADAXWEYNAHU SOO SAARAY XEERKAAN

Qodobka 1aad

1- Waxaa Mudane Abuukar Axmed Cali loo Magacaabay Xilka Wasiiru dowlaha Ma daxtooyada Hirshabeelle.

2-Waxaa Mudane Cabdixamiid Maxamed Cali loo Magacaabay Xilka Wasiirka Hub-ka Dhigista iyo Dhaqan celinta Malee shiy aadka Hirshabeelle.

3- Waxaa Mudane Cabdifitaax Jaamac Warsame loo Magacaabay Xilka Wasiir Ku Xigeenka W/ Qorsheynta Hirshabeelle.

Siciid Deni oo xilka ka qaaday Taliyaa shii Ciidanka Daraawiishta kuwa cusub na Magacaabay

Madaxweynaha D/G/Puntland Md.Siciid C/hi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxwe yne Lr. 47 ee 24-ta October, 2023, kuna sa absan magacaabid Taliyaha iyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Daraawiishta D/Punt land. Md..Deni ayaana xilka ka qaaday taliyihii hore ee ciidanka Daraawiishta & kux igeenkiisa,waxa uuna hadda u magacaabay taliyaha Dara awiishta S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi, hal ka kuxigeenkiisa loo magacaabay S/Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac.

Wareegtada magacaabista ayaa u qorn eyd sida tan :

Madaxweynaha DG//Puntland Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qo dobkiisa 80-aad

Markuu arkay: Aqoontooda, kartidoo da iyo waayo-aragnimadooda Ciidanimo.

Wuxuu xeeriyey: 1. Waxaa S/Guuto Aad an Cabdi Xaashi loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta D/ Puntland.

2.Waxaa S/Guuto Cabdiraxmaan Maxam ed Jaamac (Ilig) loo magac aabay Taliye Ku-xigeenka 2-aad ee Ciidanka Daraawiis hta Dowladda Puntland.

3. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa mar kuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxi ixay

Xubno kamid ah noqonaya G/deg aanka M/Jowhar oo Shalay la doortay

Waxaa Shalay M/Jowhar ee ee D/G/Hir -Shabeelle markii ugu horreysay muddo 32 sano ah kadib ka dhacday doorashada 13 Xubnood oo kamid noqonaya Golaha deg aanka magaalada Jowhar.

Munaasabadda doo rashada waxaa go objoog ka ahaa mas’uul iy iin katirsan Maamulka G/Sh/Dhexe iyo marti sharaf kale, waxaa na 13 Xubnood ee la doortay ay qeyb ka yi hiin 27 xubnood oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle u diyaarisay G/dega nka M/Jowhar. Qaar ka mid ah Xubnihii ku guuleystay kamid noqoshada GDMJ ayaa mahad celin u jeediyay Wasaaradda Arrim aha Gudaha Hir-Shabeelle iyo cid kasta oo ka caawisay qabsoomida doorashad aan.

W/W/Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa dhanki isa sheeg ay in Maalinta berito ah la dha meytiri doono Xubnaha ka haray Dhisma ha golaha degaanka Magaalada Jowhar.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa ji rtay cabasho kasoo yeereysay beelaha qa ar taas oo la xiriirtay habka loo qeyb saday Xubnaha GDM/Jowhar, balse la xaliyay

Mucaaradka PUNTLAND oo qaada cay go’aannadii guddiga doorashooyinka

Xubnaha mucaaradka Puntland oo Sha lay shir deg-deg ah ku yeeshay magaalada Garoowe, kadib go’aan nadii kasoo baxay guddiga doorash ada maamulkaasi ayaa caddeeyay mowqifkooda ku aadan jad walka door ashada ee la shaaciyay.

Dallada mucaaradka Puntland oo war sa xaa fadeed kasoo saartay shirk aas ayaa waxaa lagu sheegay inay ho ray uga dig een tallaabada la qaaday iyo muddo koror siga Saciid Deni.

"Dalladu waxa ay horay uga digtay dam aca madaxweyne Saciid Cabdul lahi Deni oo ah muddo kororsi aan sharci aheyn, ay ada oo uu dhammaan baalmaray heshiisy adii bulsho ee dowladda Puntland” ayaa la gu yiri warsaxaafadeedka ay soo saareen xubnaha mucaaradka.

Mucaaradka ayaa gebi ahaan qaadac ay go’aanada uu soo saaray guddiga doo rashada PEC oo Habeen hore ku dhawa aqay jadwal doorasho oo muran xoo gan dhaliyay.

Xubnaha mucaaradka ee ku midey san Dalladan ayaa waxa ay nasiib darro ku til maameen arrintan iyagoo shaaciyay in jad walka uu dhaafsiisan yahay mudo xileedka madaxweynaha, uuna keeni karo muddo kororsi aan dhammaad laheyn, sida ay ha dlaka u dhigeen.

"Waxay dalladu nasiib darro u arag taa, iyadoon heshiis lagu ahayn door asho la’ isla ogol yahay in beeg uu mad axweyne Saciid Cabdullahi Deni ku dhisay si baalma rsan dastuurka dowlad da Puntland ay soo saarto jadwal doo rasho oo dhaafsiisan mu ddo xileedka hay’adaha dowladda, taas oo ay dalladdu u aragto muddo kororsi aan dhammaad laheyn” ayaa mar kale lagu yiri qoraalka ay soo saartay Dallada Mucaarad ka Puntland.

Sidoo kale waxa ay dalab culus u diren Isimada Puntland iyo waxga radka dee gaanka, iyaga oo ugu baaqay inay meel u ga soo wada jeestaan Deni, si looga hor tago qorshihiisa.

"Haddaba Dalladu waxa ay ugu baaqe ysaa Isimada Puntland iyo waxg aradka ka le in meel looga soo wa da Vjeesto mada xweynaha xilligiisa dhamm aadka yahay ee Saciid Cabdullahi Deni oo doonaya in Puntland burburiyo kuna gorgortamo nab adda iyo xasiloonida ay dadka reer Punt land haystaan” ayaa lagu soo gabagabeey ay warsaxaaf adeedka mucaaradka.

Jawaabta mucaaradka ayaa timid, aya da oo Habeen hore guddiga doorashada Puntland uu ku dhawaaqday jadwal xasa asiyad dhaliyay, kaas oo lagu sheegay in doorashada waqtigeeda laga dhigay 25-ka bisha labaad ee sanadka soo socda, taa soo ka dhigan in doorashadii dhici lahayd siddeeda January 2024 meesha laga saaray, taas oo ay diideen mucaaradka.

Si kastaba, lama oga sida ay arrintu dhaqan doonto, waxaase haatan laga war dhowrayaa mowqifka Isimada Punt land oo iyaguna haatan shirweyne ku leh magaa lada Garoowe.

Dowlado badan oo Shixnado Garg aar Aa dminimo u soo diray dadka Falastiini yiinta

Diyaarado xamuul oo lagu soo raray Gargaar Aadminimo ayaa waxay ka dege en Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Al-Arish ee dalka Masar, iyadoo Shixnadah aasi loogu talagalay dadka Falastiiniyiinta ee ku nool Marinka Qasa.

Diyaarado xamuul oo ka kala yimid dal alka Turkiye, Algeria, Iraq, Kuwait iyo Ima araadka Carabta ayaa Dorraad oo Isniin ah soo wada caga-dhigtay Garoonka Diya aradaha ee Al-Arish oo ku yaalla meel wax ka yar 5 KM u jirta Macbarka Rafax ee u dhexeeya xuduudka Masar iyo Marinka Qasa.

Sidoo kale, Hay’ adda Caafim aadkaAdduunka ee WHO waxay soo dirtay Labo diyaaradood oo Shixnad Gargaar oo loogu talagalay dadka ku nool magaalladda go’ doonsan ee Qasa.


Shir xasaasi ah oo DF iyo maamu llada uga furmay Dhuusamareeb

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaa Shalay ka furm ay shirweyne xasaasi ah oo u dhexeeyo do wladda federaalka iyo dowlad goboleedy ada, kaas oo loo ga hadlayo arrima ha caafimaadka dalka. Shirkan oo ah kii shanaad ee caafimaadka Soomaaliya wa xaa si wadajir ah u furay madaxweyn aha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Ka ariye (Qoor Qo or) iyo wasiirka caafimaad ka xukuumadda federaalka ah ee Sooma aliya, Mudane Cali Xaaji Aadan.

Wuxuu shirku socon doonaan muddo laba cisho ah, ayada oo ay ka qayb-galaya an wasiiradda caafimaadka dowlad gobole edyada xubnaha ka ah DFS Cagaasimay aal iyo khuburo sare oo dhanka caafim aadka ah.

Mudada uu socda shirka ayaa waxaa lagu lafa guri doonaa waxa ka dhaqanga lay qodobadii horey uga soo baxay shirar kii ka kala dhacay Puntl and, Jubaland iyo Gobolka Bana adir, kuwaas oo aas aas u ahaa horumarinta caafimaadka iyo ka dha beynta hiigsiga dhow ee isbadalka caafima adka iyo daryeelka bulshada.

Sidoo kale waxaa shirka lagu soo ban dhigi doonaa howlaha hortabinta leh ee ho ryaala wasaaraddaha caafima adka DG iyo wixii ka qabsoomey daadejinta barnaamij ka caafimaadka ee heer D/ Goboleed.

Madasha waxaa ka hadlay mada xwey ne Qoor Qoor oo sheegay in maamu lkiisa uu ka go’an yahay horu marinta caafimaa dka si ay bulshaada Soomaaliyeed u hes ho caafimaad dhamaystiran iyadoo laga amba qaadayo geediga horey usoo socdey ee caafimaadka.

Dhankiisa wasiir Cali Xaaji Aadan ayaa shaaca ka qaaday in w/Caafim aadka XFS ay la shaqeyn doonta w/daha caafimaadka ee maamul goboleedayada, si bulshada u gaaro adeegga caafimaad ee ay u baahan yihiin.

Horjooge Shabaab oo isu soo dhiib ay Ciidanka Xoogga Dalka

Ninkan oo lagu magacaabo Mukht aar Maxamed Isxaaq (Rabaani) ayaa Shalay isu soo dhiibay Ciidanka Xoog ga Dalka ee fadhi goodu yahay deega anka Goofgaduud Buur ey ee Gobolka Baay.

Goofgaduud Buurey oo 30km dhan ka wa qooyi kaga beegan M/Baydhabo ayaa wax aa degan Ururka 46aad, Guutada 8aad ee Qay bta 60 aad ee Ciidanka Xoogga Dal ka.Warbaahinta Dowladda ayaa sheeg tay in Mukhtaar Rabaani uu hadda ahaa Madaxii Jabhadda Al Shabaab ee Gobolka Bakool. Ninkan ayaa la sheegay in uu ta babar ku soo qaatay Degmada Kurtunw aarey ee Gobolka Shabellaha Hoose, uuna ka soo qayb qaatay dagaalo badan oo Sha baabku ay meelo kala duwan ka gaysteen.

Mukhtaar Rabaani ayaa ummadda So omaaliyeed ka codsaday inay iska cafiyan.

Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadl ay metelaada uu gobolka Gedo ku leeya hay Jubaland

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee D/G /Jubbaland, Md.Maxamuud Sayid Aad an oo haatan ku sugan M/Nairobi ee caasim ada dalka Kenya ayaa ka hadlay arrimo xa saasi ah oo ku aadan maamulkaasi.

Maxamuud Sayid oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Uni versal ayaa ka jawaa bay su’ aallo xasaasi ah oo laga waydiiyay arrinta Jubbaland, ga ar ahaan waxa keenay in isaga iyo Axmed Madoobe ay muddo dhe er hoggaamiyaan maamul goboleedka Jub baland.

Wuxuu sheegay in dadka uu metelo ee de ga gobolka Gedo ay baarlamaanka Jub baland ka yihiin seddax u dhig hal meel, taasina ay ka dhigan tahay in wax xuquuq ah aysan uga maqneyn maamulka, isla ma rkaana ay yihiin dad isisoo doorta oo ku qanacsan ka mid ahaanshaha Jubbaland, sida uu hadalka u dhigay.

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Ju bbaland ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in ay xoog ku heystaan Jubba land, isla-markaana aysan ogoleyn tartan furan iyo doorasho.

"Horta xoog meel baa ku heysanaa wa dhammaaday xilliigii jabhadahaa soo mar nay filimkaaas waa shaqeyn waayay” ayuu yiri Maxamuud Sayid Aadan.

Sidoo kale wuxuu sii raaciyay "Cid meel xoog ku heysato ama ku qabsan karta waa la waayay taa waa laga quustay ninka had da raadinayana waa nin wax aan jirin raa dinaya”.

Waxaa kale oo uu hoosta ka xariiqay in isaga iyo Axmed Madoobe ay ku joogaan rabitaan dadweyne, ayna laba dii xilli ay u dambeysay ay soo doo rteen xildhibaan ada Jubbaland.

"Annaga waxaan ku joognaa rabi taanka dadka reer Jubbaland horta dadka afti lag ama qaadin laakiin waxay sameysteen ba arlamaan 75 xubnood ah oo dhammaan de egaanada Jubb aland metalo” ayuu mar ka le wareysiha ku yiri madaxweyne ku xig eenka Jubbaland.

Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in haatan muddo xileedkooda uu ku egyah ay bisha August ee sanadka soo socda, ba lse aysan kaasi ku dhaqmi doonin maadaa ma la gaaray heshiis ku aadan doora shooyina maa mul goboleedyada, si ay hal mar u wada dhacaan, wuxuuna sheegay in waqtiga rasmiga ah ee muddo xilee dkoo da uu noqionayo Novermber.

"Waqtigeena wuxuu ku egyahay August 24, laakiin waxaa jira heshiis ay madasha gaartay oo ah inay State-yada oo dhan hal mar doorasho ka dhacdo oo ah Novermber 2024 markaasna la mideeyo doorashada,” ayuu hadalkiis kusoo xiray Maxamuud

Sayid Aadan.

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya D/ Beergadi id ee G/Hiiraan ayaa wax aa ay sheegaya an in halkaasi uu Shalay ka dhacay dagaal geystay khasaaro is ugu jira dhimasho iyo dhaa wac, kaas oo siweyn looga daremaydegmada.

Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxe eya ya Ciidamada Nabadsugida G/Hiiraan iyo Maleeshiyo hubeeysan oo qaab qabiil u abaabulan, sida ay Risaala u sheeg een dad Goobjoogay aal ah.

Dagaalka ayaa inta la xaqiijiyay wax aa ku geeriyooday hal ruux oo la shee gay in uu ahaa Shacab halka Saddex qof oo dhin acyadii dagaalamay ahaa ay ku dhaawacm een, kuwaas oo lagula tacaalayo xaaladoo da Caafimaad Isbit aalka Degmada Beerga diid ee Gobolka Hiiraan.

Dad ku sugan D/Beergadiid ee G/ Hiira an ayaa Warbaahinta u sheegay in dagaal ka uu ka dambee yay kadib markii male eshiyaadka hube ysan oo dhac ka geystay duleedka degmada Matabaan la xiray eheladoo da, balse iyaga oo ka careysan xarig aas ay weerareen saldhigga deg mada Beergadiid.

laamaha Amniga degmada Beergad iid ee G/Hiiraan ayaa sheegay in ay ku raad joogaan maleeshiyaadka dhibaatada ka wada Aaga degmada, isla markaana dha waan ay cadaaladda horkeeni doonaan.

Wararkii ugu dambeeyay ee nagas oo ga araya D/Beergadiid ee G/Hiiraan ayaa wax aa ay sheeg ayaan in halkaasi ay ka taga an tahay xiisadda ka dhalatay dagaalka ka dha cay, iyada oo qaar kamid ah Bulshada ay cabsi soo wajahday.

Degaannada iyo degmooyinka G/Hiira an ayaa waxaa ay kamid yihiin meelihii ugu horreeyay ee laga billaabay dagaalla da ka dhanka ah Al-Shabaab, hayeeshee mararka qaar ay ka dhacaan dagaal bee leedyo soo laab laabtay.


DIYAARADAHA MAREYKANKA OO DUQEE YAY GOOB AY KU SHIRAYEEN AL-SHAB AAB

Wararka ka imaanaya G/Jubbada Dhe xe ayaa sheegaya in Habeen hore diyaar adaha dagaalka Mar eykan ka ay duqey mo ka gaysteen deg mada Bu’aale ee go bolkaasi, gaar ahaan goob ay ku sugnaa yeen xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Weerarka oo ahaa mid xoogan ayaa wa xaa lagu soo warramayaa inuu ahaa bartil maameed, isla-markaana lala eegtay xar un uu shir uga socday xubn aha Al-Shaba ab, sida ay innoo xaqii jiyeen ilo wareedyo xilkas ah. Sidoo kale wararka ayaa intaasi kusii daraya in duqeyntan uu khasaare ka la duwan kasoo gaaray xubnaha Shabaab ee ku shirayay halkaasi, balse ma cada in ta uu la’egyahay.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacs aneyd, waxaana xiligaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan laga dareemayaa qaybo badan oo ka mid ah deegaankaasi ,Ma jiro wax had al ah oo kasoo baxay Mareykanka, gaar ah aan taliska AFRI COM iyo dowladda Soo maaliya oo ku aadan duqeyntaasi ka dhac day degm ada Bu’aale.

Dhanka kale, Al-Shabaab oo ka hadash ay weerarkan dhanka cirka ah ayaa shaa ca ka qaaday in duqeynta lala eegtay dad shacab ah, isla-mark aana ay waxyeelo kasoo gaartay. Qoraalka Al-Shabaab ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in duqeyn ta lagu burburiyay guryo ay dagaanayeen dad rayid ah, balse ma jiraan ilo madax banaan oo xaqiijin karo.

3dii bishaan ayay aheyd markii sidaan oo kale Al-Shabaab lagu duqeeyay Bu’aa le, waxaana la beegsaday 3 goobood oo kal ah:- 1-Dhismaha xarunta degmada 2- Xero tababar oo dagaal-yahaanada Al-Sha baab ku lahaayeen duleedka Bu’aale – aagga masjidka Dabaqa 3-Dhismo ku ya allo buundada Bu’aale oo xubnaha Khawa arijta ee Al-Shabaab ku shirayeen.

Si kastaba, Duqeymaha dhanka cirka oo ayinta badan fuliyaan wadd amo ay ka mid yihiin Mareykanka iyo Turkiga, ayaa ka alin mug leh ka qaata dagaalka dowladda kula jirto kooxda Al-Shabaab iyo howl-gal ka socda ee dalka looga xoreynayo koxda.

Booliska Somaliland oo gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dil ka dhacay Hargeysa

Taliska Booliska Somaliland ayaa war ka soo saaray dil Ha been hore fiidkii nin dhallin ya ro ahaa loog u gaystay xaa fad da Badda Cas ee M/Harg eysa. Warka ayaa la gu sheegay in Ciidan ka Bo oliska ay Shalay ku guuleysteen in ay gac anta ku soo dhigeen askari ka tirsan ciida ma da oo dilkaasi lagu eede yn ayo.Taliska Booliska ayaa warka ku she egay in eed eysanaha oo lagu maga caabo Da ble C/ra an Ibraahim Aadan laga soo qa btay deeg aanka Aw Barkhadle, oo dhanka bari kaga toosan Magaalada Hargeysa.

"Dable C/raxmaan Ibraahin Aadan ina Saynab Maxamed 21 jir oo ku eedeysan inuu Habeen hore abaarro 8:20 habeenimo xaafadda Baddacas ku dilay marxuum Mus tafe Ibraahin Aadan ina Koos Aadan 33 jira, Ciidanka Boo liska ayaa hawlgal iyo dadaal ay same eyeen Shalay subaxnima dii gacanta ku soo dhigay eedeysanahan, waxaana lagu soo qabtay deegaanka Aw Barkh adle ee bariga Magaalada Hargay sa, isagoo hubkiisa wata, markii Ciidanka Boolisku hareereeyeena is dhiibay, waxa anu hadda ku jiraa gacanta Ciid anka Bool iska, iyadoo si degdeg u horgeyn doono sharciga.” Ayaa lagu yiri warka.

Booliska ayaa sheegaya in sidoo kale ay ciidamadu gacanta ku soo dhi geen nin kale oo lagu magacaabo Maxamed Baa she Muuse, kaas oo lagu eedeeyay in uu ka mid ahaa xubno gacan siinayay askari ga dilka gaystay.

Waxa kaloo ay boolisku sheegeen in la gu raad-joogo eedeysaneyaal kale oo bax sad ku maqan.

"Waxaa Ciidanka Boolisku gacanta ku soo dhigeen Eedeysane Maxamed Baashe Muuse ina Safiya Xasan 25jir oo ka mid ah aa xubnihii la socday oo ku eedeysan inay gacan siiyeen eedeysanahan dilka gays tay, waxaana sidoo kale Ciidanka Boolisku ku raad-joogaan laba eedeysane oo baxs ad ku maqan.” Ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Taliska Booliska Somaliland.

Israel oo gumaad aan horey loo arag ka waddo Marinka Gaza

Ciidanka Cirka Israel ayaa 7aadkii 3aad duqaymo baahsan ka gaysanaya Marinka Gaza, ka dib weerarkii Xoogaga Xamaas ay 7-dii bishan ka gaysteen dhulka ay Israel maamusho.

Taliska Militariga Isr ael ayaa sheegay in Is niintii oo keliya ay in ka badan 300 oo bart ilmaameed ka fuliyeen Magaalada Gaza.

Afhayeenka Militariga Israel, Daniel Ha gari ayaa ku hanjabay inuusan hawlg alka dhinaca hawada ah istaagi doonin, is ago ona dadka ku harsan waqooyiga Gaza ugu baaqay in ay aadaan dhanka koonfu reed ee magaalada, waana xilli koonfurta Gaza ay qudheedu duqayntu ka socoto.

Wasaaradda Caafimaadka Gaza ayaa sheegtay in 24-kii saac ee ugu dambeysay ay duqaymaha ku dhinteen 704 qof, oo ay ku jiraan 305 carruur ah iyo 173 haween ah. Tani ayaa tirada dadka duqaymaha la gu dilay ka dhigeysa in ka badan 5,700 oo qof oo rayid ah.

Wasaaradda Caafimaadka Gaza waxa kaloo ay sheegtay in illaa 40 xarumood oo caafimaad ay ku xirmeen duqaymaha baah san ee ay magaaladu wajaheyso.

Hay’adaha Q/Midoobey ayaa sheegay in ku dhawaad kala bar dhismayaasha Gaza ay ku burbureen duqaymaha aan horey no ocooda loo arag.

Israel ayaa la sheegaya in ay diyaarg arow ballaaran ugu jirto hawlgal dhulka ah, oo sida la sheegay Xamaas lagaga sifeyna yo Marinka Gaza.

Daniel Hagari, Afhayeenka Militariga Isr ael ayaa tilmaamay in sidoo kale hawlgalk aasi lagu soo samatabixin doono muwaa diniinta Israel ee lagu haysto Gaza.

Wasiirka Difaaca Israel, Yoav Gallant ay aa sheegay in hawlgalka dhulka uu noqon karo mid waqti dheer qaata, balse ay rajey nayaan in ugu badnaan saddex bilood ay ku soo afjaraan Ururka Xamaas ee ka arrimiya Gaza.

Xamaas ayaa Habeen hore sii deysay laba ka mid ah la haysteyaasha reer Israel, ka dib xaalado caafimaad oo labadaasi qof oo haween da’ ahaa ay soo wajahday.

Militariga Israel ayaa Axaddii shee gay in illaa 212 qof oo Israeliyiin ah lagu haysto Marinka Gaza.

Turkiga Oo Hoggaanka Xamaas Ku Amaray Iney Deg Deg Uga Baxaan Dalkaasi

Turkiga ayaa beeniyay inuu ku amray hoggaanka Xamaas inay isaga baxaan Tur kiga sida lagu sheegay qoraal ay baahis ay madaxtooyadda , ka dib markii ay soo baxday warka ku saabsan 7 Okto obar in ay mas’uuliyiinta Turkiga u sheegeen hog gaanka Xamaas inay isaga baxaan dalka.

Dhinaca kale, ilo ka tirsan Xamaas ayaa Ria Novosti u sheegay in Xamaas ay si ma daxbannaan u go’aansatay inay ka baxdo Turkiga,kaddib markii sirdoonka Turkiga ay muujiyeen inaysan awoodin inay ka ilaaliyaan Israa’iil.

"Sirdoonka Turkiga ayaa 7-dii Oktoobar 10.00 fiidnimo la kulmay hoggaanka Xam aas, waxayna ku wargeliyeen in maamulka Turkiga aysan awoodi doonin inay sugaan ammaankooda,intaa ka dib, hoggaamiye yaasha Xamaas waxay go’aansadeen inay ka baxaan Turkiga.” ayuu yiri sarkaal ka tirsan Xamaas oo la hadlay Ria Novosti.

Inta badan hoggaanka Xamaas, ayaa

hadda ku sugan magaalada Doha, ee xar

unta Qatar.


Madaxweynaha Faransiiska oo la kulmay Madaxda Israel

Madaxweynaha Faransiiska, Emman uel Macron ayaa Shalay ka degay Magaal ada Jerusalem, halkaas oo uu kula kulmay Madaxweynaha Israel, Isaac Herzog iyo Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu.

Booqashada Madaxweynaha Fara nsiiska uu halkaasi ku tegay ayaa la xiriirta taageerada dalkiisa dagaalkan ay Israel kula jirto Ururka Xamaas.

Geba-gabadii kulan ay labada dhinac ku yeesheen Jerusalem, shir jaraa’id oo si wadajir ah ay u qabteen Madaxweyne Mac ron iyo Raysal Wasaare Netanyahu ayuu Macron ku baaqay in isbahaysiga caalam iga ee dagaalka kula jira Daacishta Iraq iyo Syria la ballaariyo, isla-markaana ay isbah aysigu ka qayb qaataan dagaalka ka dha nka ah Xamaas.

"Faransiiska iyo Israel waxay wadaag aan cadow guud, kaas oo ku riixaya inay ka adkaadaan kooxaha argagixisada.” Ayu u yiri Madaxweyne Macron.

Waxa kaloo uu yiri "Faransiisku waxa uu diyaar u yahay isbahaysig eenna caal amiga ah ee Daacish kula dagaalamaya Iraq iyo Syria in hawlgalkiisa la ballaariyo, si ayna ula dagaalano Xamaas.”

Socdaalka Macron ee Bariga Dhexe ayaa imaanaya, xilli Israel ay toddoba adkii 3aad sii waddo duqaymaha baahsan ay ka gaysaneyso Marinka Gaza.

Duqaymaha naxariis darada ee Israel ka waddo Gaza ayaa inta la ogyahay wax aa ku dhintay in ka badan 5,790 qof oo rayid ah, halka in ka badan shan iyo toban kun oo kalena ay ku dhaawacmeen.

24-kii saac ee ugu dambeysay oo keliya ayaa duqaymaha Israel waxaa ku dhintay 704 qof, oo ay ku jiraan 305 carruur ah iyo 173 haween ah.

Fal dembiyeedyada sii kordhaya ee Israel ka gaysaneyso Gaza ayaa wax aa sida muuqata aan jirin cid kula xisaabtam eysa, iyadoona Hoggaam iyeyaasha Galbe edku ay bogaadin ayaan falcelinteeda, ka dib weerarkii Xamaas ay 7-dii bishan ka gaysatay dhulka la haysto.

Macron ayaa noqonaya hoggaamiyihii ugu dambeeyay ee Reer Galbeedka ee bo oqda Israel, waxaana horey u booqday dhii ggiisa Mareykan ka, Ingiriiska, Jarmalka, Tanyaaniga iyo kuwa kale.

Shaqaale ka tirsan Qaramada Mido obey oo Qasa lagu dilay

In ka badan lix qof oo ka tirsanaa sha qaalaha Qaramada Midoobey ayaa lagu dil ay Qasa sida ay sheegtay ha’adda u qabailsan UN-ka qaxootiag Falastiiniyiinta ah ee UNRWA.

Tirada shaqaalaha la dilay ee hay’ adda UNRWA ayaa hadda gaara ysa 35 qof tan iyo markii ay bilowdeen isku dhacyadu

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoo bey ayaa sheegay in ay ka murugeys an yihiin shaqaalaha geeriyoo day isla mar kaana ay sii wadayaan caawinta dadka u baahan garab istaa gga.

Milatariga Isreal oo Gaza ku daadiy ay Warqado codsi iyo ballanqaadyo isugu jira

Ciidamada milatariga Israel ayaa isku dayaya sidii ay ku gali lahaayeen magaa lada Gaza ee dhulka Falastiin, Vwaxa ayna ciidamadan doonayaan in ay xoog ku soo furtaan dadka Isreal kasoo jeeda ee xoogga ku heestaan kooxda Xamaas.

Milatariga Isreal ayaana waqooyiga magaalada Gaza ku daadiyay warqado ay dadka kaga dalbanayaan in ay xog ka siiyaan halka kooxda Xamaas ku hayaan dadka u afduuban , waxa ayna dadka u ballan-qaadayeen lacago iyo nabad-galyo.

"Haddii doonistaadu tahay inaad nabad ku noolaato oo aad mustaqbal wannaa gsan u heshid caruurtiina, si degdeg ah u samee hawsha bini’aadantinimo oo nala wadaag macluumaadka la hubo ee muhi imka ah ee ku saabsan dadka lagu haysto degaankaaga.” ayey Isreal ku qoreen warqadaha ay ku daadiyeen Gaza.

Warqada ay daadiyeen milatariga Isreal oo lagu daabacay af Carabi ayaa sidoo ka le loogu ballan-qaaday dadka in la siin doono abaal-marin lacageed iyo sidoo kale la qarin doono xogtooda lana siin doono damaanad qaad amni.

"Militeriga Israa’iil wuxuu kuu xaqii jinayaa inay ku bixin doonaan dadaalka u gu badan si ay u sugaan ammaanka ad iga iyo gurigaaga, waxaadna heli doontaa aba al-marin maaliyadeed. Waxaan kuu dam maanad qaadaynaa inaan si buuxda u qar inno sirta ada”ayaa lagu yiri qoraalka. Kooxda Islaamiga ah ee Xamaas ayaa afduub ahaan u heesata in ka badan 200-qof oo Israa’iiliyiin ah , kuwaa ay ka afduu bteen deegaanno kuyaalla dhulka Israel xoogga ku heesato 7-dii bishan October.

XAMAAS oo Shuruud ku xirtay siide ynta 55 La-haystayaal Reer Galbeed ah

Wargeyska The Wall Street Journal ee ka soo baxa Maraykanka ayaa qoray inuu Fashil ku yimid qorshe Dorraad oo Isniin ahayd lagu sii dayn lahaa La-haystayaal Shi sheeye ah oo Ururka XAMAAS gacan ta ku hayaan.

Cadadkii Dorraad ee Wargeyska WSJ ayaa waxa lagu xusay inay Dagaalamay aasha XAMAAS shuruud ku xireen inay sii daayaan 55 qof oo Shisheeye ah, kuwaasi oo qeyb ka ah dadka La-haystayaasha la gu hayo magaalladda go’doonsan ee Qasa.

Ururka XAMAAS waxay dalbadeen shu ruud ku aadan in Marinka Qasa la gaa rsiiyo Shidaalka oo ay dadka Reer Falast iin baahi weyn u qabaan xilligan, inkastoo ay Maamulayaasha Israel horey u mamnu uceen in Shidaal loo gudbiyo magaalladda Qasa ee go’doonsan iyo guud ahaan Deeg aanada Marinka Qasa.

Dhinaca kale, Heshiiska lagu sii dayn la haa La-haystayaasha oo dhamaantooda haysta Baasabooro aan ahayn kan Israel ayaa la filayey in Dorraad la soo gebege beeyo iyo in lagu wareejiyo Saraakiisha Ururka Laanq eyrta Cas (ICRC) ee ku sugan magaa llada Khaan Yoonis ee Koon furta Qasa.

Shabakada Wararka Israel ee i24News ayaa qortay Xog ku aadan inay Diyaar adaha Dagaalka Israel si KMG ah Dorraad u joojiyeen Duqeymihii ay ku hayeen Qa sa, si Koox ka socota Ururka Laanqeyrta Cas ee ICRC loogu oggolaado inay si nabad ah ku gaaraan Barta lagu wareejin lahaa La-haystayaasha ay Ururka XAM AAS sii dayn lahaayeen.

Dowladaha Masar iyo Qatar ayaa inta badan dadaal ugu jira hawlaha Dhexdhexa adinta ee lagu sii daynayo La-haystaya asha ay Ururka XAMAAS ka soo qafaashe en gudaha Israel bishan October 7-dii.

Habeen hore waxaa la sii daayey La-haystayaal Haween u dhashay israel, ha lka bilowgii isbuucan la sii daayey Hooyo iyo gabadheeda oo Maraykan ah, kuwaasi oo dhamaantooda sababo dhinaca Aadmi nimada loo sii deytooda




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip