HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO TALAADO 24-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Tuesday October 24, 2023 - 08:16:06 in Wararka by
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO TALAADO 24-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Xasan Sheekh Oo Kulan Kula Yeesha y Muqdisho Talisyada Ciidanka Xoog ga Dalka Iyo Howlgalka Africom

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Shee kh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaara dda Maraykan ka ee Soomaaliya A.I Shane Dixon iyo Korneyl David J.Ha skell oo ah Taliyaha Howlgalka Africom ee Soomaaliya.

Dowladda Maraykanka ayaa mu uji say taageeradeeda ku aaddan dag aalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab, iy agoo Madaxweynaha iyo Ciidamada Qal abka Sida ee Soom aaliyeed ku ammaa nay sida ay uga libinta keeneen dagaal kan, maadama gacanta argagixisada laga saaray deeg aanno badan oo istar aatiiji u ah isu-socodka iyo DFS

Madaxweyanaha Jamhuuriyadda oo kulankan ay kala qeyb-galeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Ciid anka Lugta Soomaaliyeed ayaa soo ban dhigay go’aanka mideysan ee shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay isla qaa teen ee ku aaddan in ay iska dulqaadaan argagixisada ciriiriga ku haysa nolasha dadka Soomaaliyeed, isagoo tilmaamay doorka horumarineed ee Soomaaliya am ni ah ay ka qaadan karto Geeska Afrika.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan She ekh ayaa adkeeyey taageerada farsamo iyo milatari ee saaxiibada caal amku ay ka qaadanayaan dagaalka ka dhanka ah argagixisada Al-shabaab, waxa uuna tilmaamay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay mudan yihiin taageero ciidan oo taas ka mug weyn, maadaama argagixisadu ay yihiin aafo calami ah oo lagu dabar-gooyo iskaashi heer gobol iyo heer caalami ah.

Muqdisho oo Shalay ka furmay shir ka Madasha Qaran ee Ururada Bul shada Rayidka ah iyo Hey’adaha Dowladda

Waxaa Shalay Magaalada Muqdi sho lagu qabtay Madasha Qaran ee Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Hey’adaha Do wladda ee 2023, taas oo ay soo agaa sintay Wasaaradda Arrim aha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xuku umadda Federaalka Soomaaliya.

Shirkaan oo Muqdisho ka soconaya muddo laba maalin ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah Golaha Wasii rrada Xukuumadda Federaalka Sooma aliya, Hay’adaha dowladda iyo Ururada kala duwan ee Bulshada rayidka ah.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federa alka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Mac allin Fiqi oo ka hadlay furitaanka shirka ayaa ugu mahadceliyey Ururada Bulsh ada rayidka, kaalinta ay ku lahaayeen dib u dhiska dalka.

Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ogashahay in la’iskaashado, isaga oo arintaas ka hadl aya waxa uu yiri, "Haddii horey dowladdu u ahayd mid wax u meerisa dadka, Sha lay waxaa ay ogoshahay in la shirkoobo oo la is kaashado, bulshada rayidka ah waa u muhiim dowladnimada.”

Guddoomiyaha Ururada Bulshada rayidka Cismaan Muxidiin Shaatax ayaa sheegay in dhankooda ay muhiim u tahay wadashaqeyn dhexmarta dowlad da iyo Bulshada rayidka, taas oo qeyb ka qaadan karta dhismaha dowladnimada.

Guddoomiyaha G/Banaadir iyo Tali yaha CXDS oo daah-furay Bar naam ijka dalkaaga ugu hiili hal Dollar

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay bar naamijka dalkaaga ugu hiili hal Dollar oo ay muwaadiniinta Soomaaliyeed uga qeyb qaadanaayan halganka dib u xore ynta dalka.

Guddoomiya "Madaale”ayaa sheeg ay in guuda ahaan Shacabka Soom aali yeed meel walba oo ay joogaan looga baahanyahay garab istaaga gees iyaa sha dhiigooda u huray xoreynta dalka, waxa u sheegay in la sameeyay Akoo nno ay shacbka kusoo diri karaan lacag aha Taakuleynta ah ee geesiyaasha xoogga dalka lagu garab istaagayo,isla markaana mar-walaba Bulshada lala soc odsiin doono lacag aha ay soo diraa n,sidii loogu talagal ayna loo mareeyn doono sida uu guddoomiyaha gobolka Banaadir uu yiri

"Ciidanka Soomaaliyeed ee xabbada isku dhigayo ee naftiisa bixi nayo in aan u kaalmeyn waayno oo garab istaag u muujin waayno anaga ayay nasiib darro nagu noqoneys aa,balsa waxaan aamins anahay in Shacabka Soomaaliy eed ay Shalay yihiin kuwaa ku dhiiran oo u soo jeeda garab istaaga geesiyaa sha Qara nka”sidaa waxa yiri Guddoomiye Mada ale

Sidoo kale kulan waxaa goobjoog ahaa Mas’uuliyiin katirsan dowladda oo uu qeyb ka ahaa taliyaha ciidanka xoo gga iyo sarakiil kale,kuwaa oo dhamm aan tilmaamay sida ay muhiimka u tahay garb istaaga ciidanka Qaranka ee daga alka adag kula jira khawaarijta.

Taliyaha ciidanka XDS Jeneraal Ibra ahim Sheekh Muxyadiin ayaa ugu baa qay muwaadniinta Soomaaliyeed in ay garab istaagaan geesiyaasha ciidam ada Qaranka ee had iyo jeer naftooda iyo dhiigooda u huraya nabadda iyo Qaran nimada ummadda Soomaali yeed.

Wasiir Khadiija oo la guddoonsiyey abaal marinta ugu sarreysa Jabuuti

Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khad iija Maxamed Diiriye ayaa Shalay la guddoo nsiiyey abaalmarinta ugu sarreysa dalka Jabuuti.

Munaasabad ka dhacday dalka Jab uuti ayna goobjoog ka ahaayeen qaar ka mid ah haweenka dalkaas ayaa Wasiirka waxaa abaalmarinta gud doonsiiyey ra’iisul wasaaraha dalka Jabuuti mudane Cabduqaadir Kaamil Maxamed.

Marwo Khadiija Maxamed Diiriye oo warbaahinta la hadashay ayaa ugu mah ad celisay dowladda Jabuuti gaar ahaan Madaxweynaha Jabuuti mudane Isma aciil Cumar Geelle iyo Xuku umaddiisa.

Wasiir Khadiija ayaa sheegtay ma amuuskaan in ay ku hashay muddadii dhawrka iyo 20-ka sano ee u adeegay say Qaranka, iyada oo ka mid ahayd mas’uuliyiinta goobjoog ka ahaa shirkii Carte ee ka dhacay dalka Jabuuti 2000.


Madaxweyne Saciid Dani oo Shalay magacaabay laba xil

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa Shalay mag ac aabay maaareeye iyo maareeye xig eenka astamka.

Haddaba alkaan ka aqriso:-

adaxweynaha Dowladd Gobo leed ka Puntland Md.Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxwe yne Lr. 45 ee 23-ka October, 2023, kuna saabsan maga caabid Maareeya ha iyo Maareeye ku-xigeenka Kastam ka Tuurdibi.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay:

DastuurkaDowladda Puntland Qodob kiisa 80-aad.

Markuu arkay:

Aqoontooda, kartidooda iyo waayo-arag nimadooda shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

Waxaa Axmed Maxamed Xasan (Or she) loo magacaabay Maareeyaha Kast amka Tuurdibi.

Waxaa Maxamed Cali Cabdulle loo magacaabay Maareeye ku-xigeenka Kastamka Tuurdibi.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa mar kuu Madaxweynuhu saxiixo, Wuuna saxii xay. -DHAMMAAD-

Ciidamo Booliis ah oo la kala dhexdhi g ay Beelihii ku dagaashanaa Caddalle

Dowlada Soomaaliya ayaa ku baxd ay beelihii ku dagaalamayay deeg aano hoos taga magaalo xe ebeedka Cadd ale ee Gobolka Sh.dhexe Sida uu goor dhaw shir jara a’id ku sheegay Afhaye enka Booliiska Sadiiq Doodishe

Af-hayeenka wuxuu sheegay in male eshiya beeleedka la kala dhex dhi gay ciidamo Booliis ah oo ka kala soc da Do wlada Soomaaliya iyo kuwa Maa mul Goboleedka Hirshabelle.

"waxaan rajeyneynaa in waan waan intaas ka sii xoog badan la galiyo bee la ha isla markaana aysan dib danbe usoo laaban dagaaladii iyo is dilkii "ayuu yiri Afhayeenka

Sidoo kale Afhayeenku wuxuu xusay inay Booliisku diyaar u yihiin inay kaal int ooda ka qaataan joojinta colaadaasi iyo dhex dhexaadinta walaalaha dirirtu u dhexeeyso

Ciidamada Burundi ee Soomaaliya ku sugan oo la siiyay diyaarado Helico ptero ah

Xafiiska taageerada Qaramada Mid oobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa cii damada Burundi ee ku sugan Sooma aliya ku wareejisay saddex diyaaradood oo helikobter ah, si ay u caawiyaan how lgallada ka dhanka ah kooxda Alshab aab.

Qoraal rasmi ah oo ay hay'adda UNSOS soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayay ku muujisay muhi imadda ay diyaaradahan u leeyihiin xoojinta haw lgallada ATMIS ee Soomaaliya.

Diyaaradahan oo ah kuwa qumaatiga u kaca oo nuucoodu yahay Mi-8 iyo Bell 412, islamarkaas na ay Qaramada Midoo bay u oggolaatay, ayaa muhiimad gaar ah u leh kor u qaadida dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab.

"Waxay awood u siin doonaan qaa di sta ciidamada, si degdeg ah u soo ce linta agabyada muhiimka ah, iyo daadgu reynta agabka caafimaad ee loo daadgu reynayo jiidaha hore ee daga alka," ayaa lagu yiri bayaanka UNSOS.

UNSOS waxay sheegtay in ay ka go 'an tahay bixinta taageerada saadka ee muhiimka ah iyo fududaynta ATMIS, iya da oo wada shaqayn dhow iyo mid wada jir ah la yeelanaysa Ciidamada Ammaan ka Soomaaliya (SSF).

Taageeradan waxa ay ujeedadeedu tahay in ATMIS ay ka caawiso in ay si hu fan u gudato waajibaadkeeda Soo maa liya, waxayna kusoo beegantay kadib markii Midowga Afrika (AU) uu aqbalay in 90 maalmood la hakiyo ka bixitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee ATMIS.

Soomaaliya ayaa horay u heshay diy aaradaha helicopter-ka ee Bell 412, kuw aas oo la rabay in ay si weyn u kordhi yaan awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA).

Bishii Luulyo, ciidamada SNA waxa ay heleen laba ka mid ah helikobte rra dan mataanaha ah.

Dad fara badan oo loo xiray kufsi iyo dil Gaalkacyo loogu geystay wiil 11 jir ah

Booliiska Puntland ee ka howlgalla ma gaala da Gaalkacyo ayaa dad gaaraya 75 qof u xiray kiis kufsi iyo dil ah oo loo gey stay wiil 11 jir ah. Kuwo aad loogu tuhmayo inay ku lug leeyihiin falkan ayaa ku jira dadka la xirxiray sida uu sheegay taliyaha saldhigga Galbeed ee Magaal ada Gaalkacyo Labo xiddigle Samatar Cabd ulahi Awkax

Taliyaha ayaa intaas ku daray kiisk an uu xilli habeen ah ka dhacay goob kaam ah oo uu ku noolaa wiilka la dilay

Wuxuu xusay in la soo xiray dhamma an dadkii ka dhowaa goobtaas, si baari taan loogu sameeyo, loona helo dadka falkaas ka damb eeyay.

Hay’adaha amnigu way ka go’an tah ay in gacanta lagu dhigo cid kasta oo fal kaas foosha xun ka dambeysay, si cadda aladda loo mariyo” ayuu yiri taliyaha.

Hay’adda Puntland u qaabilsan baar is ta dambiyada hiddasidaha DNA ee For ensic Science ayaa dheecaano iyo saa mbalo kale ka qaaday ilmaha la dilay

Si kiiska loogu helo caddeymo Wax aa baaritaan lagu sameyn doonaa dheeca anka wiilka la dilay iyo dheec aano laga qaadayo dadka la tuhu nsan yahay, iya doo kiisan uu u qaab u eg yahay kii san ado ka hor ka dhacay isla magaalada Ga alkacyo oo kufsi iyo dil loogu geystay ga bar yar kaasoo ba aritaan dheer ka dib la helay raggii fal kaas ka dambeeyey oo markii dambe xukun toogasho ah lagu fuliyey.

Laba Askari oo Shalay Xukun dil ah lagu fuliyay

Geedow Maxamed Fidle (Abuurow) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galb eed, ayaa lagu fuliyay Dil-toogasho taasoo ah Qisaasta Marxuum Mursal Cali Cabdi oo uu ku dilay Buur-hakaba,

Dilka ayaa ka dhashay rasaas oo uu Geedoow huwiyay gaari Caasi ah oo ka yimid Muqdisho kuna siijeeday Baydh aba.

Sidoo Ismaaciil Cadullahi Cadiraxm aan (Dhagey) oo ka tirsan Xooga Dalka oo isna horay u dilay Marxuum Xuseen Ugaas Cabdiraxmaan oo ay qaraabo aha ayeen kana tirsanaa Saldhigga Boliiska Rabdhuure ayaa isna lagu fuliyey dilkii qisaasta marxuum xuseen.

Dilka xuseen ayaa ka dhashay muran la xiriira kaararka lagu qaato raashinka oo dhex maray labadooda.


Xukuumada Somaliland oo ka hada shay mawqifkeeda ku aadan gobolka Sool

Xukuumada Somaliland ay aa markale sheegtay in gobo lka Sool uu yaha dhul Somali land ah, isla markaana dulaan lagu soo qaaday. Wasii rka Wasaarada Tiknoolaji yada iyo Isgaadh siinta Cabdiwali Cabdi llaahi Sheekh Suufi, oo waraysi siiyay SAHAN TV, ayaa shee gay in gobolka Sool lagaga soo duulay qaybo Soom aaliya kamid ah.

"Wasaarada Arrimaha Dibbada ayaa soo saartay warsaxaafadeed kuna cadda ysay mawqifka xukuumada oo ah in Sool ay tahay dhul Somaliland ah ... waxa ka so cda Sool maaha cabasho bulsho ee waa dagaal iyo duulaan si wayn loogu soo qaaday Somaliland" ayuu yidhi Suufi.

Suufi waxa uu sheegay in socdaa ladii u danbeeyay ee hoggaamiye Firdhiye ay caddayn u yihiin in Soma liland lagu soo duulay, isaga oo ula jeeda socdaaladii uu dhawaan ku tagay magaalada Muqdisho.

Waxa uu soo hadal qaaday dhinaca wadahadalada Somaliland iyo Soomaali ya, isaga oo sheegay in Somaliland ay DFS kula hadli karto uun fagaare caalami ah, oo loo dhan yahay.

Xiisada M/Laascaanood ayaan wali dha maan, iyada oo xuku umada Somaliland ay sheegtay in anay suuragal ahayn in Laas caanood Somal iland laga jaro.

Guddoomiyahii Guddiga Fataahad aha magaalada Baledweyne oo is casilay

Guddoomiyahii guddiga Fatahaadaha M/Baledweyne Xaaji Cismaan Dhagaxoow ayaa Shalay shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkaas.Xaaji Cismaan Dhagaxo ow ayaa sheegay in sababaha uu isku casilay ay qeyb ka tahay habacsanaan ka dhal atay howlahii biya xireena da Baledweyne oo faraga lint eedu noqotay mid xad dhaaf ah.

"Shalay oo tiiriiqdu tahay 23-10-2023 waxaan dadka reer Hiiraan u sheegaya ina an iska casilay xilkii gudd oomiyaha gud diga fatahaadaha Baled weyne, waxaana sido kale cadeynaya inaan si shaqsi ahaan ah aan ula shaqeyn doono cid walba oo hu rum arka iyo danaha dadka reer Hiiraan ka shaqeyneyso" ayuu yiri Xaaji Cismaan Dha gaxoow.

Wuxuu tilmaamay in guddigooda ay wax badan ka qabteen howlaha biya xireena da, islamarkaana darbiyada xoogan oo ay ka hirgeliyeen qararka wabiga iyo deegaan ada Qooqane iyo Hilikilyo ay yihiin kuwa ta yo leh oo lagu badbaaday sadaxdii sano ee lasoo dhaafay. "Anaga howshaan mar kaan bilaa beynay sanadkii laba jeer ama sadax jeer ayaa laga barakaci jiray biyaha wabiga, dhibaatas marka aragnay ayaa u istaagnay inan wax ka qabano Alle waa na gu guuley oo 3 sano xiriir ah wax biyo so oma bixin biyahii sanadkaan bilaawgiisa yi mid waxay ahayen kuwa xaddhaaf ah oo la sheegay inan la arkin noocooda 100 kii sa no ee lasoo dhaafay, taas ayaana keentay xadhaafka iney biyaha soo baxaan" ayuu yiri Xaaji Dhagaxow.

Wuxuu sheegay Xaaji Dhagaxoow in gu ddigooda ka shaqeynta howlaha biya xire enada ay ugu dambeysay laba sano ka hor, islamark aana qolyaha mudooyinkii dambe ku howlana biya xireenada faa'ido iyo khasaare waxii ka yimaada aysan ah eyn mid guddigu uu ku lug leeyahay, isa goona sidoo kale ku baaqay in lala xisaabt amo dadkii haayay furamaha kanaalka dha gax jibis ee sababta u ahaa in daadad ku soo rogmadaan xaafado ka mid ah Baled weyne.

"Waxaa mudooyinkii dambe jiray hay'a ddo iyo NGO, qandaraaslayaal ka shaqeyn ayay howlaha biya xireenada oo aysan jirin cid ku koontarooleysa, marka waxaan cad eyneyna in guddiga uu howlahaas socda uusan shaqo ku laheyn dadkana waa iney ogaadaan, tan kale waa in isla xisaabtan la helo oo masuliyada wixii habeen hore Bale dweyne ka dhacay ee daadka soo rogmad ay kanaalka furahiisi dad iska qaataan mas uuliyad daradaas waa in la iskula xisabta ma oo dad badan ayaa saq dhexe guryah oodi ka qaxay" ayuu yiri Xaaji Dhagaxoow.

Gabagabadii guddoomiyahii hore ee guddiga Fatahaadaha Baledweyne ayaa u gu baaqay shacabka reer Hiiraan iney kula xisaabtamaan cid walba oo wax ka qaban eysa arrimaha gobolka, isagoona u mahad celiyay dhamaan dadkii lasoo shaqeeyay iyo guud ahaan shacabka reer Baled we yne.

Askari ka tirsanaa Ciidanka Jubbala nd oo Xukun dil ah lagu riday

Maxkamadda ciidamada qaybteeda Jub baland ayaa Shalay dil toogasho ah ku xuk untay gacan ku dhiigle Max amed Cabdulla ahi Siciid (Maxamed Kha dar) oo ka tirsanaa ciidanka Jubbaland.

Askarigan ayaa lagu hela y in la dilay marxuum la or an jiray Maxamed Deeq Nuune Saalax taa riikhdu markay ahayd 6dii Bishii Oktoobar ee sanadkii 2022-kii.

Maxkamadda Ciidamada Jubbaland ay aa dhagaystay dhowr mar oo kala duwan garmaqalka kiiskan Shalay xukunkiisa ay ku dhawaaqday.

Gabar Soomaali ah oo loo xirey Taag eere ay u muujiyeen Falastiin

Ciidamada Booliiska Kenya ayaa xabs iga dhigay gabar Soomaali ah oo lagu mag acaabo Ubax Cabdi iyo laba nin kalemar kii ay taageere u muuj iyeen shacabka reer Falastiin.

Xariga kadib waxaa qe yo dhaan afka furteen Siy aasiyiinta iyo ururada xu quuqul insaanka taasoo keentay in Xabsi ga laga sii daayo Gabadha Soomaa liyeed Ubax Cabdi. Yuusuf Xasan oo ah Xikldhib aan laga soo doorto Xaafada Islii ee Nair obi ayaa cambaareeyay falkaasi booliisku ku dhaqaaqay ee gabadha Soomaali yeed xoriyada looga qaaday.

Sida Bbc-du sheegtay Gabadha Soo ma alida ah iyo labada nin kale waxaa la qabt ay kadib kulan ay isku gaar yee leen kaa soo ay kaga hadlayeen qadi yada reer falastiin.

"Booliska Kenya waxay xabsiga u taxaa been Imaduddiin Ahmed, Muha mmad Mu sa, iyo Ubax Cabdi oo lagu qabtay Cheche Books, waxaa loo xiray kulan ay ku yeesh een meel gaar ah oo ay kaga hadlayeen xasuuqa Qaza, bal qiyaas taas!” sidaasi waxaa yiri Bon iface Mwangi oo ah nin u dooda xuq uuda dadka mar uu la hadlayey warbaa hinta maxalliga ah.

Booliiska Kenya ayaa dhawaan jooj iyay mudaaharaad hore oo ay kooxdu ku qor sheysay bannaanka safaaradda Mareykan ka kadib ayay u badasheen kulankaasi sab abay in la soo xiro dadkii iskugu yimid oo ay ku jirto Gabadha Soomaaliyeed waxaa na kulankaasi soo qaban qaabiyay gud diga midnimada Falastiiniyiinta Kenya.

Maxkamad xukun xabsi ku ridday gabadha Saddam Xuseen

Maxkamad ku taalla magaalada Baqda ad ayaa Axaddii iyada oo maqan toddoba sano oo xarig ah ku xukuntay gabadha dib ad-jooga ah ee uu dhalay kaligii-taliyihii ho re ee Ciraaq Saddam Xuseen, sababo la xiriira inay "buun-buunisay” xisbiga Bacath ee aabaheed.

Xisbiga ayaa la kala diray oo la mamnu ucay kadib markii Sadaam xuku nka looga tuuray 2003-dii duullaankii uu Maraykanku hogaaminayey ee lagu qaaday Cira aq.

Sida ku cad xuk unka, oo wakaalad da wararka ee AFP ay u suurta-gashay in ay dib u ee gto, Raghad Sadd am Xu seen ayaa lagu helay dambiga ah "sare u qaadidda dhaq-dhaqaaqy ada xisbiga Ba cath ee la mamn uucay,” intii lagu guda jir ay waraysiyo taleefi shin oo ay bixisay 2021-kii.

Dalka Ciraaq Shalay, qof kasta oo soo bandhiga sawirro ama halku dhigyo uu ku xayeysiinaayo maamulkii la riday, waxaa lagu soo oogi karaa dacwad.


HAB-TARANKA RAHA: MAXAY RAHA DHE DIG ISAGA DHIGTAA WAX DHINTAY SI UU SAN UGU TEGIN KAN LABKA AH?


Raha Qoraalka sawirka, Taatikadan ayaa wa xaa aad u isticmaala kuwa dhedig ee yaryar

Si ay uga fogaato saameynta kasoo gaar eysa kulanka dhex maraya raha labka ah, tan dhedig ayaa qaadda tallaabooyin yaab leh. Sida ku xusan daraasad 11-kii bishan lagu daabac ay joornaalka Royal Society Open Science, raha dhedigga ah ee Yurub kasoo jeeda ay aa dhulka isku kala daadisa waxayna jishaa inay dhimatay oo kale si ay isaga dhiciso in kan labka ah uu u galmoodo.

Daraasaddan, ayaa koox ka socota Matx afka Taariikhda Dabiiciga ah ee Berlin ee Jar malka ayaa rah lab ah geliyay sanduuq wax ayna la geliyeen rah yar oo dhedig ah iyo mid weyn waxayna muuqaal ka duubeen dab eeccaddooda isu galmoodka.

Waxay u kuur galeen 54 tusaalooyin oo ra ha dhedigga ah marka kan labka ah uu kulan dhex marayo, waxayna ogaadeen in boqolk iiba 83 dhediggu ay dhulka is waraan.

Ilaa 33 boqolkii ayaa iyaguna muujiyay dhaqdhaqaaq la’aan. Tani waa marka uu ra hu kala bixiyo gacmihiisa iyo lugihiisa si uu is aga dhigo wax dhintay.

Dhaqdhaqaaq la’aanta ayaa waxaa la soc da inay is geddiso raha dhedigga ah. Kuwa yaryar ayaa aad u isticmaala sadedxdan taa tiko marka la eego raha waaweyn.

Raha

Waxaa xiiso leh, dabeecaddan aan caadi ga ahayn ayaa dhab ahaantii la arkay qar niyo kahor. "Waxaan helay buuk uu 1758 qoray Rösel von Ro senhoff kuna qeexa yo dabeecad dan, taasoo aan mar kale lasoo hadal qaadin,” ayay Carolin Dittrich u sheegtay wargeyska The Guardian. "Waxaa markii hore loo mal eyn jiray in dhediggu aysan awoodin inay do ortaan amaba aysan iska difaaci karin gal mada labka. Dhediggu maaha sidii markii hore loo maleynayay.”

Kooxdan ayaa garwaaqsan in dabeecadd an ay sidoo kale tahay hab lagu tijaabin karo awo odda iyo adkeysiga labka, maaddaama dabee caddan ay xoojin karto fursadahooda badbaa dada.

Waxay sidoo kale sheegeen in loo baahan yahay in raha dhedigga ee yaryar lagu tijaab iyo kuwa labka ee waaweyn si loo ogaado in dhedigga yaryari ay baxsan karaan iyo in kale. Taatikadan jilidda ayaa sidoo kale wax aa adeegsada xayawaanno kale si ay uga bad baadaan in la cuno. Oraahda "jilidda opossum” waxaa laga soo xigtay taatiko ay adeegsadaan xayawaanka opossum ee Waqooyiga Ameerikaanka laga na helo Mareykanka iyo Canada. Marka xaya waan-biyoodkan uu soo weer aro madax-kuti, wuxuu isu tuuraa dhabar dha bar, ilkaha ayuu bannaanka keenaa, dhareer baa ka daata, waxayna gadaal kasii deysaa dheeca an qurmuun si ay khatarta uga baxs ato. Opossum Qoraalka sawirka,

Xayaw aanka opossum

Sidoo kale noocyo shimbiraha ka mid ah oo Waqooyiga Ameeri ka laga helo ayaa iyag ana wax dhintay iska dhiga marka uu soo weeraro madax kuti.

Tijaabo la sameeyay sanadkii 1975, 29 ka mid ah 50 shimbiro kala duwan ayaa iska dhi gay wax dhintay markii lagu sii daayay dawa co. Shimbirahan ayaa si dhereriyay oo dhul ka is dhigay ilaa markii dambe ay cagaha wax ka dayeen.

Inkastoo ay yihiin xayawaanno wax iska dhicin kara, haddana libaax-badeed badan ayaa iyaguna adeegsada taatikadan dhaq dhaqaaq la’aanta.

Libaax-badeedka loo yaqaanno Liinta ayaa dhabar dhabar isu jeediya, wuu neefsadaa wuxuuna marmar sameeyaa dhaqdhaqaaq marka uu khatar wajaho. Libaax-badeedka Zebra ayaa iyaguna sidan sameeya waxayna xitaa iska dhigaan waxaan dhaqaaqi karin marka gaari lagu rido ee meel loo sii wado.

Raha

Qoraalka sawirka, Libaax-badeedka Liinta

Caaracaarada lab ka ah ayaa soo ban dhiga jilidda dhima sho oo qaab kale ah loonayaqaanno than ato sis. Waa qeyb ka mid ah shukaansiga iyo haddiyad isa siin oo billowda kulanka kahor Daraasad la sameey ay sanadkii 2006, caa racaarada labka ah ayaa "iska dhiga wax dhi ntay” marka ay soo aadaan kuwa labka ah ee u muujiya xiisaha.

Marka ay galaan xaaladdan thanatosis, caaracaarada labka ah ayaa dhulka iska dhi ga oo is kala wara ilaa ay tan dhedigga ah ka cunto haddiyadda uu ugu talo galay. Mar kaas ayuu bilaabaa inuu dhaqdhaqaaqo sida as ayayna howshooda ku bilaabataa.

XIGASHO:-BBC

Amnesty oo eedeyn aan horey loo arag u jeedisay Ra’iisul Wasaraha Britain

Kooxda u dooda xuquuqda aadan aha ee Amnesty International ayaa ku eedeysay ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak iyo xubin sare oo ka tirsan ucaaradka Lisa Nan dy in ay yareyn ayaan culeyska xadgudubyada ka dha nka ah xuquuqda aadanaha ee Israa’iil ka wado marinka Gaza. "Iyagoo diidaya in la cambaareeyo jebinta cad ee sharciga caal amiga ah, iyadoo aan si cad loo sheegin in xadd idaadda Israa’iil ee biyaha iyo cuntada ay tahay ciqaab wadareed iyo dembi dagaal, iyo in amarka daadgureynta Israa’iil uu yahay barakicin xoog ah, siyaasiyiinta UK waxay yareynayaan culeyska ficillada Israel” ayey tiri Sacha Deshmukh oo ah madaxa fulinta ee Amnesty International.

Sunak ayaa diiday inuu cambaare eyo go’doominta guud ee Israa’iil ka wado Gaza taasoo ah labo wajiilenimo sida ay sheegtay amnesty.

Dhinaca kaled, Holland ayaa gacanta ku dhigtay 19 qof oo dibed baxay aal ah kuwa asoo qabsaday albaabka laga galo Maxka madda Dambiyada Caalamiga ah, iyagoo ka mudaaharaad ayay dagaalka Israel ee Gaza.

Dadkan ayaa qabsaday buundada ku hor taal maxkamadda Hague iyagoo soo ban dhigay boor ay ku eedeeyeen ra’iisul wasaar aha Israa’iil Netanyahu inuu yahay dambiile dagaal.

"Bannaanbaxa wax carqalad ah kuma kee nin hawlaha caadiga ah ee maxkamada ICC. Xaaladda waxaa wax ka qabtay ciidanka am maanka ” ayey tiri Sonia Robla afhayeenka ICC.

Xarig kooban ka dib, booliisku waxay sii daayeen dadkii banaan baxa yey.

Israa’iil oo duqeysay Masar iyo khasaaro ka dhashay

Afhayeenka Milliteriga dalka Masar, Kol onel Qariib C/Xaafid Qariib ayaa xaqiijiyey in ay Askarta ku dhaawacm een Duqeyn Mad fac uu Taangi Israeli ah uu si qaldan loogu duqeeyey Xuduudka Masar.

Madfacaasi waxaa ku dhaawacmay dho wr ka tirsan Ciiddanka Ilaalada Xuduudah a ee Masar oo ku sugnaa Bar Ilaalo oo ku ta alla meel u dhow Macbarka Karam Abu Saa lim oo ku yaalla Xuduudka Saddex Geesood ka ee u dhexeeya Masar, Qasa iyo Israel.

Qoraal uu Afhayeenka Milliteriga Masaar ida soo dhigay Barta Rasmiga ee ay Ciidd anka ku leeyihiin Facebook waxa kale oo uu ku sheegay inuu madf aca habowga uu bu rbur u geystay mid ka mid ah Baraha Taa warka ee wax laga ilaaleeyo (Wat chtower).

Dhanka kale, Ciiddanka Israel wxay Xa lay raalli gelin ka bixiyeen Duqeyntaasi, iya goo tilmaamay in mid ka mid Taangiyadooda uu si qaldan u duqeeyey Barta Ilaalada ee xuduudka dalka Masar, xilli uu Shalay dag aal ka socday Marinka Qasa. Bayaanka Mill iteriga Israel waxaa lagu xusay inay socdaan Baaritaanka Shilkaasi, sida lagu daabacay

Warge yska Israel ee Yedioth Ahronoth


OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

IBM

OGAYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamadda ganacsiga ee kore (IBM) is the property of International Business Machines Corporation, a New York Corporation of New Orchard Road- Armonk, New York, USA iyo in calaamad ganacsi oo isku mid ah loo isticmaalo badeecadaha soo socda:

fasalka 09: Sayniska, cilmi-baarista, navigation, sahaminta, sawir-qaadista, filimada, maqal-muuqaal, muuqaal-muuqaal, miisaan, cabbirid, calaamadayn, ogaanshaha, tijaabinta, kormeerka, badbaadinta nolosha iyo qalabka iyo qalabka; qalabka iyo qalabka lagu dhaqo, beddelka, beddelka,ururinta, habaynta ama xakamaynta qaybinta ama isticmaalka korontada; qalabka iyo qalabka loogu talagalay duubista, gudbinta, soo saarista ama habaynta codka, sawirada ama xogta; Warbaahin la duubay oo la soo dejisan karo, software kombuyuutar, duubid dijital ah ama analooga maran iyo warbaahinta kaydinta;hababka qalabka lacagta qadaadiic ku shaqeeya; diiwaannada lacagta caddaanka ah, qalabka xisaabinta; kombiyuutarada iyo qalabka kombuyuutarrada; suunka quusitaanka, maaskarada quusayaasha, mashiinnada dhegta ee quusayaasha, xirmooyinka sanka ee quusiyeyaasha iyo dabaasha, galoofyada quusayaasha, qalabka neefsashada ee dabaasha biyaha hoostooda; dab-demisqalab.

fasalka 35: Xayeysiiska; maamulka ganacsiga; maamulka ganacsiga; hawlaha xafiiska

.

fasalka 42: Adeegyada Sayniska iyo tignoolajiyada iyo cilmi-baadhista iyo naqshadaynta ee la xidhiidha; falanqaynta warshadaha, cilmi-baarista warshadaha iyo adeegyada naqshadeynta warshadaha; ilaalinta tayada iyo adeegyada xaqiijinta; naqshadeynta iyo horumarinta qalabka kombiyuutarka iyo software.

OGAYSIIS WAXAA KALE OGAYSIIS IN International Business Machines Corporation ay sheegato dhammaan xuquuqaha la xiriira calaamadda ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay ee Soomaaliya oo ay qaadi doonto tallaabo sharci ah oo ku habboon qof kasta ama qof kasta oo lagu helo

inay u isticmaalayaan calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan ama calaamad kale oo ganacsi si khiyaano ah amasi jahawareer leh oo la mid ah, ama haddii kale ku xad gudubta midigteedats.


OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

OGAYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamadda ganacsiga ee kore (IBM 8-bar logo) is the property of International Business Machines Corporation, a New York Corporation of New Orchard Road- Armonk, New York, USA iyo in calaamad ganacsi oo isku mid ah loo isticmaalo badeecadaha soo socda:

fasalka 09: Sayniska, cilmi-baarista, navigation, sahaminta, sawir-qaadista, filimada, maqal-muuqaal, muuqaal-muuqaal, miisaan, cabbirid, calaamadayn, ogaanshaha, tijaabinta, kormeerka, badbaadinta nolosha iyo qalabka iyo qalabka; qalabka iyo qalabka lagu dhaqo, beddelka, beddelka,ururinta, habaynta ama xakamaynta qaybinta ama isticmaalka korontada; qalabka iyo qalabka loogu talagalay duubista, gudbinta, soo saarista ama habaynta codka, sawirada ama xogta; Warbaahin la duubay oo la soo dejisan karo, software kombuyuutar, duubid dijital ah ama analooga maran iyo warbaahinta kaydinta;hababka qalabka lacagta qadaadiic ku shaqeeya; diiwaannada lacagta caddaanka ah, qalabka xisaabinta; kombiyuutarada iyo qalabka kombuyuutarrada; suunka quusitaanka, maaskarada quusayaasha, mashiinnada dhegta ee quusayaasha, xirmooyinka sanka ee quusiyeyaasha iyo dabaasha, galoofyada quusayaasha, qalabka neefsashada ee dabaasha biyaha hoostooda; dab-demisqalab.

fasalka 35: Xayeysiiska; maamulka ganacsiga; maamulka ganacsiga; hawlaha xafiiska.

fasalka 42: Adeegyada Sayniska iyo tignoolajiyada iyo cilmi-baadhista iyo naqshadaynta ee la xidhiidha; falanqaynta warshadaha, cilmi-baarista warshadaha iyo adeegyada naqshadeynta warshadaha; ilaalinta tayada iyo adeegyada xaqiijinta; naqshadeynta iyo horumarinta qalabka kombiyuutarka iyo software.

OGAYSIIS WAXAA KALE OGAYSIIS IN International Business Machines Corporation ay sheegato dhammaan xuquuqaha la xiriira calaamadda ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay ee Soomaaliya oo ay qaadi doonto tallaabo sharci ah oo ku habboon qof kasta ama qof kasta oo lagu helo inay u isticmaalayaan calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan ama calaamad

kale oo ganacsi si khiyaano ah amasi jahawareer leh oo la mid ah, ama haddii kale ku xad gudubta midigteedats




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip