HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO ISNIIN 23-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Monday October 23, 2023 - 08:07:46 in Wararka by
  • Visits: 320
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO ISNIIN 23-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

G/G/Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha waddo Laami ah oo isku xirta Isgoosyada Fagax iyo Kaaraan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Shalay dha gax dhigay dhismaha wadda Laami ah oo isku xira Isgoosyada Fagax iyo Xaawa Casir ee De gmada Kaaraan oo lagu dhisi do ono iskuta shiga dadwey naha Kaaraan iyo barn aamijka dalkaaga ku dhiso hal dollar.

Munaasabada dhagax dhiga dhismaha wad dadan waxaa goob Joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamu lka Gob olka Banaadir Md. Xasan Maxamed Jimcaale, Maamulka degma da, Saraakiil iyo qeybaha bulshada.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa tilmaamay in ay sii so con doonan talaabooyinka lagu horumarinayo biicda iyo kaabayaasha dhaqaalaha ee Caasim adda, isaga oo ugu baaqay bulshada in ay jeeb kooda furaan si loogu guuleysto hirgalinta mashaariic hor leh.

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka+Sawirro Washington DC, Oktoobar 22, 2023: Guddoomiyaha Gola ha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aad an Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu Hoggaaminaayo ayaa gaaray magaalada Wa shington ee Caasimadda dalka Mareykanka.

Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Dulles ee mag alada Washington ku soo dhaweeyay Xildhib aano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Diblomaas iyiinta Safaarada Soomaaliya ee dalka Marey kanka, inta uu ku sugan yahay waxaa uu kula mo la qaadan doonaa Madaxda ugu sareeysa ee Aqalka Golaha Wakiilada dalka Mareykan ka. DHAMMAAD

Macallin dugsi qur'aan iyo xertiisa oo aano qabiil loogu dilay Shabeellaha Dhexe

Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/ Dhexe ayaa sheegaya in Habeen hore dad sha cab ahaa lagu laayay agagaarka deegaanka Xaaji Cali oo hoostaga degmada Cadale oo dhacda dhanka xeebta ee gobolkaasi.

Maleeshiyaad hubeysan ayaa la sheegay in dadkan ay waddada u gale en, isla-markaanta ay goobta ku dileen ugu yaraan 5 qof, sida uu xaqiijiyay guddoomiyaha degmada Cadale.Guddoomiyaha oo la hadlay Shabelle Tv ayaa shaaca ka qaaday in dadka la laayay ay usoo socdeen deegaanka Xaaji Cali, balse jid ka loo galay, kadibna la dilay.

"Xog ogaalka inta aan ogahay haddii aan ku sheego dadka dad iska socda ayay ahaayeen oo soo socday tuulada Xaaji Cali” ayuu wareys iga ku yiri guddoomiyuhu. Sidoo kale waxa uu xaqiijiyay in dadka la dilay ay ahaayeen Macal lin dugsi qur’aan iyo xirtiisa, isla-markaana xilli ga la dilayay ay kasoo laabteen Subac ay soo akhriyeen. "Dadka la dilay waxa ay ahaayeen 5 qof, nin Macallin ah iyo xertiisa ayay ahaayeen, meel Subac ah ayay ka tageen ayaa la leey ahay” ay uu raaci yay guddoomiyaha degmada Cadale.

Waxaa kale oo uu intaasi kusii daray in haatan ay socdaan howlgallo ay wadaan ciida mada ammaanka, isla-markaana ay ku raadjo ogaan raggii gaystay falkaas oo baxsaday.

"Ciidan milatari ah iyo daraawiish waa joogaan waa ku raadjoogaan, wixii ay ka qaban karaan ayay sameyn doon aan” ayuu mar kale yiri gud doomiyuhu. Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kacsan, waxayna arrintan sii huriney saa col aad beeleedka ka taagan aagga degmada Ca dale ee gobolka Shabe elaha Dhexe.

Dhawaan ayay aheyd markii deega anka Burka Diirimeed lagu soo xiray gogol nabadeed oo ay hormuud u ahaa yeen madaxweynihii ho re ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ma daxweynaha HirShabelle iyo odayaasha dhaq anka, balse ma jirto wax kasoo baxay, maadaa ma ay mar kale dib u qaraxday colaadda u dhexeysa beelaha ee ka taagan halkaas.

Sheekh Shariif oo si kulul uga hadl ay dilka Macalinka dugsi Qur’aan iyo Ardaydiisa

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Shariif sheikh Axmed ayaa si xoogan uga hadlay col aad Beeleedy ada kajira degaannada hoostaga degm ada Cadalle, sigaar ah dilka loo geys tay Macalinka Dugsi Qur’aan iyo Ardaydiisa.

Qoraal uu Sheekh Shariif soo dhigay bartii sa Facebook ayuu ku cambaa reeyay dilkaas, isaga oo sheegay in talla abo la ga qaado mal eeshiyaadka dilalka ka geysta degaannada G/Sh/dhexe.

Hoos Ka Akhriso Shariif sheikh Axmed All ah ha u naxariisto inti ku geeriyo otay colaad da ka soo cusboonaatay deeg aanno hoos taga gobolka Sh/ dhexe.

Waa wax aad looga xum aado in ay soo laab ato colaadda u dhaxeysa dadka walaalaha, si adag ayaan u cam baaraynaynaa, waxaana ku baaqaynaa in deg deg loo joojiyo is dilka dadka ehelka ah.waxaa nasiib darro wayn ah in maa lin walba la dilo dad aan waxba Shalaysan lana daadiyo dhiigga qof muslim ah iyadoo dadaal lugu bix inaa yay nabadda iyo dib u heshiisiinta loo fa dhiyo muddada dheer si loo soo afjaro xaa ladaha colaadeed.

Waxaan ku baaqaynaa in sharciga la hor gee yo dambiilayaasha iyadoo la tix gelinaayo baa qii Cadale ee 25-kii November 2022, waxaan sii laba jibbaari doonnaa dadaalladii aan horey u wadnay ee ahaa sidii xal waara looga gaari lahaa dagaal beeleedyada ku soo laa laabtay deegaanka, kamana daali doonno nabadaynta iyo heshiisiinta beelaha walaalaha ah.

Saciid DENI oo digniin kama dambeys ah la siiyay xilli ay xiisadda kasii dareyso

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntl and Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wajahaya cul eyskii ugu xooggana ee siyaasadeed, iyada oo mucaaradka ay u direen digniin u muuqata kama damb eys.Laba xisbi oo kamid ah kuwa siyaa sadeed ee maa mulka Puntland ayaa mar kale Saciid Deni uga digay meel-marinta qorsh aha uu ku adkeysanayo ee lagu sheegay doora shoqof iyo cod ah. Ifiye iyo Sincad ayaa sidoo kale waxay shaaciyeen in ay qaadayaan talla abo kasta oo looga hortagi karo damaca mada xweyne Saciid Deni.

"In aysan suurta-gal ahayn doorasho mada xweyne iyo ku-xigeen taasi oo ay shacabka toos usoo dooranayaan xilligaan kala guurka ah. Waa in la qabto doora sho ku dhacda wakht igee da.” Sidoo kale waxaa lag u yiri bayaanka "Waa in doorashada madaxweynaha iyo ku-xig eenkiisa ay u dhacdo si baarlamaani ah oo Xil dhibaannada la soo doortey ay doortaan mad axweyn aha iyo ku-xigeenkiisa.”

Xisbiyadan ayaa waxa kale oo ay soo jeediy een in musharaxiinta aan ku jirin xisbiyada siya asadeed loo ogolaado inay si madax-bannaan uga qeyb-galaan doorashada madaxweynaha iyo ku-xigeenka.

"Annaga oo ka duuleyna hirgelinta doorasho loo dhan yahay waa in fursad loo siiyo musha rraxiinta aan kamid ahayn xisbiyada hadda jira, waana in loo ogolaado inay si madax-banaan uga qeyb qaadan karaan doorashada madaxti nimada,” ayaa lagu yiri bayaa nka kasoo baxay xisbiyadan.

Labadan xisbi oo muddooyinkii dambe lagu tiri nayay dhinaca Saciid Deni, oo isagu dhawaan kulan la qaatay, ayaa waxaa muuqaneysa in ay hadda soo mareen dhanka mucaar adka, kadib shirkii lagu middeeyay siyaasiyiinta mucaarad ka ee dhawaan ka dhacay magaalada Garoo we. Farriimaha xilligaan kasoo baxaya mucaar adka iyo tallaabooyinka ay qaad eyso madaxt ooyada ayaa uga sii dar aya xaaladda cakiran ee ka taagan maamulka Puntland.

Si kastaba, waxaa laga cabsi qabaa in mar kale gacan ka hadal isku rogto xiisadda taagan ee ka dhalatay doorashooyinka maamulka, oo u dhaxeeya mucaaradka hubeysan iyo maam ulka Deni, sida kal hore ka dha cay magaalada Garoowe.

Ciidamada dowladda oo isku fidiyay dega ano katirsan Galgaduud

Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliy eed gaar ahaan kumaandooska ilaalo qaran ayaa howl gal qorshaysan oo ka dhan ahaa Ururka Al-Shabaab ka sam eey ay dhulka howdka ah oo u dhaxee ya degmada Gal cad iyo deegaan ka Ceel bacad ee gobolka sh/ dhexe. Howlgakaan ayaa waxaa hoggaa mina ayay taliyaha ururka 4-aad ee kumaandooska ilaalo qaran Dhamme Maxamad xuseen Aadan wax ayna ciid anku halkaasi ku bur buriyeen farii simo ay Al-Shabaab ku lahaayeen dhulka how dka iskuna aruursadaeen.

Taliyaha ayaa sheegay in Ciidanka ay ka war heleen Al-Shabaab oo isku aruursanayay dhulka howdka ah ayna ku qaadeen weerar qorshaysan , isla markaana dagaal halkaasi ka dhacay ay ku gaarsiiyeen khasaaro xoogan.

Ciidanka xoogga dalka soomaaliy eed ayaa fodobaadyadii la soo dhaafay dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka waday degaano kiyaalla xadka G/sh Dhexe iyo Galgaduud, iyaga oo doonaya inay dib ula wareeg aan degaan nada iyo degm

ooyinka katirsan Gobol ka Galgaduud.


Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo korme eray fariisimaha ciidamada qalabka sida ee magaalada Xudur

Wasiirka wasaaradda Gaashaandhi gga ee Xukuumadda Federaalka Soom aaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiirka amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka xoog ga dalka ayaa kormeer ku tagay fadhiyada Ciid anka qalabka sida ay ku leeyihiin magaalada Xuddur ee gobolka Bakool.

Wasiirka Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo mas’uuliyiintii wehlisay oo la hadlay Qalabka Sida ayaa ku dhiiragaliyay shaqada adag ay u hayaan Ummadda Soomaaliyeed, iyaga oo sheegay in loo baahan inay sii laba-laaban maadama xilligan lagu jiro dagaal ka dhan ah cadowga khawaarijta oo la doonayo in dalka looga sifeeyo.

Ciidamada qalabka sida ee kuu sugan fadhiy ada kala duwan magaa lada Xudur ee gobolka Bakool ayaa shaqo xooggan ka qabtay dhanka sugida amniga, iyaga oo haatanna u diyar garoobaya dagaalka lagu ciribtir ayo kooxda gabalkeedu dhacay ee kha waarijta iyo wajiga labaad dagaalka.

"In horumar la gaarsiiyo magaal addan iyo deeggaannada ku teegsan, bulshadda ku noo lna ay hesho adeeg dowladeed oo dhameysti ran cida hortaagan waa kooxda gabalk eedu dhacay, in dadka danta yar ay helaan adeeg ca afimaad iyo nolol dhameys tiranba cida u diidan waa khawaarijta, waxa kaliya ee noo furanna waa inaan ka xorreyno shacabkeenna dhiig-miira tada la haray” ayuu yiri wasiirka Cabdu qaadir Maxa med Nuur.

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeeray xerada tababarka ee Turkisom

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaal iyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kormeer ku tagay xerada tababarka ee Turki som ee duleedka magaalada Mudisho, halkaas oo ku soo dhaweeyay Taliyaha Kulliyadda Turk isom ee Dowlada Tur kigau jooga Soom aaliya.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaal iyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin oo ay wehliyaan Sar aakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kulan la qaatay Taliyaha Kuliya dda Turkisom ee Dowlada Turkiga u jooga Soom aaliya.

S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Taliyaha Kulliyadda kala hadlay sara u qaad ista tababarada iyo Dhism aha Ciidanka Xoog ga Dalka Soomaa liyeed, waxaana uu sheegay in Dowla dda Soomaaliya ay si weyn kaga go’an tahay in la horumariyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo haatan ah kuwa leh c udud iyo tababaro sare.

Xil/bnada Beesha Xawaadle ee Hirs abeelle oo si kulul uga hor yimid dhismaha G/deega an ee Jowhar

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarl amaa nka maamulka Hirshabeelle ee Beesha Xawa adle ayaa si adag uga horyimid hanaanka loo qeybiyay dhism aha Gole deegaan oo lagu wado in Vlaga dhiso magaalada Jowhar ee xar nta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Xildhibaan Dhagaweyne iyo Xildhib aan Da ahir Agoon oo ka mid ah Xil dhibaanada bee sha Xawaadle

ku matala Hirshabeelle ayaa ugu horeyn ku dhaliilay madaxda Hirshab eelle kala dhant aalida iyo iska horkeen ista beelaha wada dega Hirshabeelle.

Xildhibaan Dhagaweyne ayaa shee gay inuu garab taagan yahay go'aankii waxgaradka Xawaadle ee degmada Jowhar ay ku diideen iney qaataan waxa aysan u qalmin Xawaadle.

"Wan ku faraxsanahay in waxgar adka Xa waadle ee Jowhar ay iska diideen labada xubn ood ee guninada ah ee uu Guudlaawe Xawa adle la doo nayay, isagoo beeshiisa siiyay 9 xub nood, halka Xawaadle oo ilaa 1960-kii duq magaalo kasoo ahaa Jowhar laba xubnood ugu qorsheeyay golaha deega anka, waxaas wax la qaadan karo maha, ujeedkaas waa in Guudla awe uu iska horkeeno dadka walalaha" ayuu yiri Xildhibaan Dhagaweyne.

Xildhibaan Daahir Agoon oo dhank iisa ka hadlay arimahaan ayaa si kulul u weeraray madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Dabageed oo uu ku tilmaanay nin caqabad ku ah danaha iyo horumarka Xawaadle.

Wuxuu sidoo kale Xildhibaana sheegay in dhaliisha uu Dorraad Dabage ed u jeediyay dowladda Fedaraalka ay tahay mid meel ka dhac ah, islamar kaana dowladda ay kaalinte eda ay tahay mid nuuqata.

"Ninkan Dabageed ah waa nin caq abad ku ah dadka uu matalo waxa ha da Jowhar loo keenay siduu biyo camal ugu cabsiin laha be esha aan ka wada dhalanay ee Xawaadle lab ada xubnood ee guninada oo Cali Guudla awe la do onayo oo ay odayaashu iska diideen" ay uu yiri Xildhibaan Daahir Agoon.

Xildhibaanadaan ayaa sidoo kale ka tacsiya deeyay dadkii Habeen hore lagu laayay nawa axiga deegaanka Xaaji Cali ee gobolka Shabe elaha Dhexe, iyagoona ugu baaqay waxgarad ka beelahaas iney u istaagaan xal u helida col aadaas oo ay xuseen ineysan jirin maamul arin taasi wax ka qaban kara dowladdi dhexana ay mashquul ku tahay dagaa lka ka dhanka ah Shabaab.

Jubbaland oo soo bandhigay oday aal lagu eedeeyay inay Shabaab la shaqeeyaan

Maamulka Jubbaland ayaa Shalay oo axad ah magaalada Kismaayo kusoo bandhigay oda yaal dhaqameed ku eedeysan inay la macaamul iyo wada shaqayn la sameeyeen kooxda Alshabaab. Xeer ilaalinta maxkamadda Ciida nka Jubbaland, ayaa maxkama dda horkeenay Oda yaashan, isagoo ka codsaday maxkamaddu inay u ogola ato 60 cisho oo xabsi xalaaleyn ah, si loo dhamaystiro baaritaanka kiiska ay ku eedeysan yihiin.

Maxkamadda ayaa ogolaatay in Odayaasha eedeysaneyaasha ah lagu sii hayo xabsiga muddo 2 bilood ah, si xafiiska xeer ilaalinta u dhamaystiro baaritaankiisa iyadoo xilligaas kadib si rasmi ah loo furi doono garmaqalka kiiskan.

Maamulka Jubbaland ayaa horey uga digay odayaasha dhaqanka inay taag an degaanada Shabaabka, iyadoo maamulku uu sheegay in ciddii aqba sha awaamiirta Alshabaab ama hesh iis lasoo galaan inay iyaga lamid yihiin.

Dowladda Soomaaliya ayaa horey xabsi gaaraya 15 sano ugu riday oday aal kasoo jeeda magaalada Cad aado, kuwaas oo Alshab aab ugu tagay degaa nadooda, heshiisna lasoo galay.

Xeer ay sanadkii hore soo saartay dowladda Soomaaliya ayaa dambi ka dhigaya cid kaste oo la tacaamusha kooxda Alshabaab.

Magacyada Eedaysaneyaasha

1.Cabdiqaadir Maxamed Macalin Ibraahim

2. Ismaaciil Khaliif Ibraahim

3. Shire Cismaan Maxamed

4. Cabdi Barre Maxamed

5. Cumar Maxamuud Cilmi

6. Cabdi Maxamed Xirsi

7. Yuusuf Cabdullaahi Jaamac

8. Axmed Maxamuud Xasan

9. Salaad Cabdi Maxamuud

10. Cabdullaahi Bile Siciid

11. Axmed Cabdi Keyd

Trump Oo Sheegay Haddii Dib Loo Doorto 2024 Inuu Diidi Qaxti ka Imaanaya Dalal SomaliaKa mid tahay

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in haddii dib loo doorto 2024 in uu diidi doono qoxootiga ka imaanaya Marinka Qasa.

Hadal uu ka jeediyay gob olka Iowa ayuu ku soo qaa day weerar kii Xamaas ay ku qaaday Israa’iil 7 October, halkaas oo boqollaal israa’iiliyiin ah lagu dilay.

Trup ayaa wacad ku maray inuu ballaarin doono xayira addiisii dhinaca socdaalka ee uu soo rogay intii uu xilka hayay, isagoo sheegay in wadamo kale oo bariga dhexe ah uu ku dari doono.

"Qofna kama keeni doono Qasa, Suuriya, Soomaaliya, Yaman, Liibiya ama meel kaleba taas oo khatar ku ah amnigeena,” ayuu yiri Trump.

"Waxan si dhakhso ah u soo celinayaa, una ballaarinayaa qorshii guuleystay ee xanibaadda safarka ee aan ku soo rognay wadamada argagixisada taageera iyo meelaha gabaadka u ah,” ayuu yiri Tump. Madaxweyne Joe biden ayaa markii la caleemo saaray wareegto ku baabi’iyay xayiraaddi safarka ee uu Trump ku soo rogay wadamo muslimiin ah.


Safarkii Xasan Sh.ka dib oo Dagaalka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay Deegaannada K/Galbeed

Waxaa degmada Xudur ee Xarunta gob olka Bakool kulan ku ye eshay Wasiiro katirsan dow lad Goboleedka K/r Galbeed oo uu wehlin ayay Sanoter katirsan Xildhibaannada Aqa lka Sare iyo Maamulka iyo Odaya asha Dhaqa nka degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool.

Ujeedka kulanka ayaa waxaa uu ahaa sidii degaannada Koonfur Galb eed looga bilaabi lahaa howlgallada ka dhanka ah ASl-Shabaab, sigaar ah xoreynta degmada Tiyeegloow, halka as oo ay hadda maamulaan Al-Shab aab.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka maarey nta iyo musiibooyinka Koonfur Galbeed Cabdin aasir Cabdi Caruush iyo Guddoomiyaha degm ada Tiyeegl oow Mursal Maxamed Ibraahim oo Kulanka kadib Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay isku raaceen in la billaabo howlg allada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Degaano iyo degmooyin katirsan Gobolka Bakool ayaa waxaa dhowrkii sano ee la soo dhaafay u go’doonsan yihiin Al-Shabaab, balse hadda dowla dda Soomaaliya iyo Maamulka Ko onfur Galbeed ay doonayaan in laga xoreeyo.

Shamsa C/dir Daahir oo loo magacaabay La-taliye sare ee Arrimaha Haweenka & Xuquuqul Insaanka X/R/ Wasaaraha

Ra’ii’sul Wasaaraha Xukuum adda JFS, Md.Xamsa Cabdi Bar re, ayaaMarwo Shamsa Cab dulqadir Daahir u magac aabay La-taliye sare ee dhanka Arri maha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha jam huuriyadda federaalka soomaliya.

Puntland oo Digniin Cusub kasoo saartay Roobab iyo dabeylo xoogan oo ku wajahan

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo saartay Digniin cusub oo ku socota dadka de gan xeebaha deegaannada Maamulka, wax aana lagu wargeliyay in Roobab dabaylo wata ay ku soo Food leeyihiin saacadaha soo socda ama maalmaha soo socda xeebaha Puntl and.

War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Kallu umaysiga iyo Khe yraadka Badda Puntland, ayaa lagu sheegay inay jiraan roobab iyo dabaylo xoogan oo loo yaqaano ‘Tropical cyc lone 05A’ kuwaas oo ay suuragal tahay inay gaaraan xeebaha Puntland.

"Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyra adka Badda Puntland, waxay ku wargelinaysaa Bulshada reer Puntland ee degan deegaanada xeebaha in ay jiraan roobab iyo dabaylo xoogan oo Loo yaqaano ‘Tropical cyclone 05A’ kuwaas oo ay suuragal tahay in ay soo gaa dhaan xeebaha Puntland saacada ha iyo ma almahan soo socda” ayaa lagu yiri Qoraalka.

Wasaaradda ayaa Bulshada reer Puntland ee dega dhulka xeebaha ku wargelisay, isla ma rkaana fartay dha mmaan bulshada xeebaha in aysan gelin, kana fogaadaan Badda laga bil aabo 22-25/10/2023.

Sidoo kale Wasaaradda Kalluuma ysiga ay aa waxay bulshada xeebaha ku nool ku bar aaru jisay in ay is gaar sii yaan khatarta, ayna muuji yaan digt ooni iyo taxader dheeriya

XASAN OO FURRIN CUSUB ISKU FURAY IYO ‘WAXA LA GUDBOON’ SI DAGAALKA U WIIQMIN

Xubnaha ku haminaya xukunka madaxtini mada Soomaaliya iyo inta isku safka ah ee la isku yiraahdo mucaaradka ayaa maalmo badan ka aamusna fagaaraha dowladnimada Soomaa liya.Dowrka ugu weyn ee mucaaridnimada oo ah dheelitirka dowladda xukunka joogta ayay ka gaabsadeen, sababta waxay marwalba ku sheegi jireen inuu dalka dagaal ku jiro oo aan ay awoodin inay la dhigtaan madaxweyne daga al ku jira.

Inkasta oo qaar mucaaradka kamid ah lagu eedeeyay dhowr jeer inay si hoose iskugu day een inay dagaalka fashiliyaan, haddana inta ba dan mucaaradka dowladda federaalka ah ayaa laga waayay fagaarayaasha, iyaga oo muuj inayay in madaxweynaha la siiyo fursad uu libin kaga keeno dagaalka.

Qof walba oo uu damac kaga jiro inuu Soom aaliya xil ka qabto waa ogyahay in aysan shaq adaas macno ku fadhin guulna aan laga keeni karin inta ay dalka joogto argagixisada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sida muu qata shaqo la aqbalo karo ka qabtay dagaalka argagixisada tan iyo markii uu kusoo laabtay xafiiska. Laakiin khudbadii Jimcihii ee masaaji dka Madaxtooyada ayaa dib usoo nooleysay dooddaha siyaasiga ah ee Soomaalida.

Xubnaha mucaaradka qaarkood oo ku jiray qoraal cabasho iyo digniin ahaa oo Khamiistii loo diray madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa laga soo xiganaya in madaxweynaha uu furay saaxadii siyaasadda.

Xubnahan ayaa ku dooddaya in madaxwey naha uu dagaalkii ku garab furay dooddo taa banaya hab xukunka, doorashada soo aadan iyo dhismaha axsaabta siyaasadda, taasi oo soo toosisay qof walba oo damac ka leh xuk unka dalka.

"Hadda wax nagula eedeeyo ma jiraan, oo madaxweynaha ayaa shaqo u abuuray muca aradka,” ayay doodd ooda ku kabayaan xubna ha mucaarad ka qaarkooda.

Dad badan ayaa qaba in madaxwe yne Xas an Sheekh u haboon tahay inuu dib u dhigto do oddaha siyaasiga ah iyo arrimaha taabanaya awood qey bsiga dalka, maadaama ay Soom aalida isku raacsan tahay in aan wax badan oo dowladnimo iyo horumar ah aan la gaari karin haddii aan argagixisada laga adka anin.

Shacabka Soomaalida iyo dowladd ooda waxay muujiyeen in laga adkaan karo argagix isada. Dagaalka waxa uu jooga meel laga xaq iijin karo hadafka guusha.

Laakiin in waqtigaan la aado dagaal siyaa sadeed ayay dad badani qabaan inay dhaawac weyn ku noqon karto dagaalka lagula jiro arg agixisada, oo ay dhinaca kale keeni karto in bul shadii ku mideysneyd la-dagaalanka argagixis ada inay danaha siyaasadda kala riixa an.

Ma jirto cid sharaxaad fiican ka bixin karta sababta uu madaxweyne Xasan Sheekh u go’a ansaday inuu dib u furo dooddo siyaasadeed oo loo arko inay majo xaabinayaan dagaalka, xilli uu isagu dhowr jeer oo hore ku doodday in aan laga shaqeyn karin wax siyaasad, door asho iyo dowladnimo ah iyada oo aan la xaqiijin ammaanka dalka.

Maadaama ay mucaaradka bilaab een wada -hadallo hoose iyo dooddo banaanka yaalla, dowladda waxaa u taalla sidii ay iskugu dhinac wadi la heyd la-dagaalanka argagixisada iyo maareynta hardanka siyaasadda ee ay dib u furtay iyadu.

Dadka qaar waxay ku tallinayaan inuu mad axweyne Xasan Sheekh uu hal sanno kale dib iskaga dhigo dooda ha siyaasadda oo uu xoo gga saaro natiijada dagaalka argagixisada. .xigaho:- caasimadda.net

Hogaamiyaha SSC oo lagu soo dho weeyey Laascaanood ka dib aqoon sigii DF

Hoggaamiyaha SSC Khaatumo Cabdiqa adir Aw-Cali iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Shalay si diirran loogu soo dhaweeyay magaa lada Laascaanood, kaddib socdaal shaqo oo ay muddo ku joogeen caasimadda Dalka ee Muqdisho.

Hoggaamiyaha iyo weftigiisa ayaa soo dha wayn heer sare ah loogu sameeyay garoonka diyaaradaha mag aalada Laascaanood, halka asoo uu salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka mida ciidamada Maamulka SSC-Khaatumo.

Hoggaamiyaha oo shacabka la hadlay ayaa ka mahadceliyey soo dha waynta diirran iyo isgarab taagga shacabka reer SSC-Khaatumo ay mark asta la garab taaganayihiin Maamul kooda.

Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale uga mahad vceliyey Madaxweynaha JFS Mud. Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisal Wasaaraha XJFS Mud. Xamse Cabdi Barre iyo xukuum madda Dan-qaran, casuumaddii iyo soo dhaw ayntii qii maha badnayd ee ay Caasimadda ugu same evyeen sidoo kale aqoonsigii ay Maamulka SSC-Khaatumo siisay Dawladda Federaalka Soomaaliya.

Hoggaamiyaha ayaa ugu baaqay shacabka SSC-Khaatumo in ay midni madooda ilaaliy aan, isla markaana ay koryeelaan qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Ugu danbayn, Hoggaamiyaha ayaa socod ku maray qaar ka mid ah wadd ooyinka Laas caanood isagoo salaamay shacabka isugu soo baxay fagaraa yaasha Caasimadda.

Howlgal lagu dilay laba Alshabaab ka tirsan

Baydhaba (Baydhaba)-Sida lagu baahiyay Warbaahinta Dowlada Howlgal ay fuliyeen ciidaamada Dowlada iyo kuwa deegaanka ayay ku qaarajiyeen laba dagaalame oo ka tirsan Al-shabaab.

Howlgalkaan wuxuu ka dhacay Tuulada Saydh eeloow oo 35 KM dhanka bari kaga aadan Magalada Baydhaba ee Xarunta Maamulka koonfur-galb eed.

Ciidamada howlgalkaan fuliyay waxay daga alamayaasha Alshabaab ka furteen motada labada lugood leh nuuca loo yaqaan Fekon iyo qorey gacmeedka AK 47.

Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaa nka ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxay howlg alo ka wadeen deegaan ada duleedka ka

ah Magaalada Baydh aba.


Ilhaan Cumar oo hanjabaado dil ah kala kulantay dhaleeceynta weerar ada Israel ee Gaza

Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Koongaree ska dalka Maraykanka, ayaa waxay sheegtay in ay u baqday badbaadada qoyskeeda, ka dib markii ay la kulantay hanjabaadyo dil ah oo ku aadan in ay dhaleeceysay sida Israel ay ula dhaqanto Falastiiniyiinta.

Haweenayda xisbiga Dim uqraadiga ah ee laga soo doo rto gobolka Minnesota, ayaa bayaan ay soo saartay ku she egtay inay la kulantay hadallo Islaam nacayb ah iyo hanjabaadyo loo jeedina yo qoyskeeda.

Ilhan waxay sheegtay in iyada iyo Muslimiinta kale ee Maraykanka ah ay si xun u saamaysay aflagaadooyinka ay kala kulmayaan kooxaha midigta fog. Iyada oo sheegtay inay khatar kala kulmayaaan dhaleeceynta weerarada Israa'iil ay ku hayso muslimiinta ku nool magaalada Gaza. Waxay si gaar ah ugu hadashay hadallo ay adeegsadeen dhowr xildhib aan oo midigta-fog ah. "Waxay si toos ah khatar u geliyeen nolo sheyda iyo tan qoyskayga, sidoo kale waxay shaqaalaheyga kula kac een aflagaado naxdin leh," Ilhan Omar ayaa sidaas ku tiri bayaanka ay soo saartay.

Fariin oo cod ah oo xafiiska Ilhan Cumar la gasoo diray, ayaa lagu she egay in koox xagjir ah ay basaaseen haweenayda Congress-ka iyo carruurteeda.

"Tan iyo markii aan xafiiska la ware egay, la ba nin ayaa qirtay dambiga ah inay iigu hanj abeen inay i dilayaan," ayaa lagu yiri bayaanka Cumar. "Tani waa mid dhab ah. Waxaan u baq ayaa carruurtayda oo waa inaan kala hadlaa inay kusii jiraan feejignaan."

Muslimiinta iyo Falastiiniyiinta Mare ykanka ayaa walaac ka muujiyay koror ka cagajug laynta iyo hanjabaad aha qaar badan ay la kul meen, iyagoo qaa rkood ay barbar dhigeen In ay dare emeen walaac lamid ah markii ay dha ceen weeraradii argagixisanimo ee Sebt ember 11 2001.

C/hi Caabbi "4 dhallinyaro Soom aali ah oo isku dilay magaala deena ayaa hurdada naga soo kicisay”

Ururka Bulsho ee ka dhisan maga alada Utrecht ee waddanka Holland ayaa Habeen hor e kulan ballaaran ugu qabtay magaaladaasi mushtamaca Soomaal ida ee halkaasi ku dhaqan.

Kulankan, oo ahaa kii ugu horreey ay ee nuuciisa ah ee ay jaaliyadu isugu timaado, ayaa looga hadla yay xoojinta midnimada So omaalida dhexdeeda & waxaana ka soo qeyga lay dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada magaaladaasi ku dhaqan.

C/llaahi Caabbi, Bootaan & Cali oo ka mid ah hormuudka ururka Bulsho, oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in isu-imaatinkoodu ka dhashay markii dhalinyaro Soomaali ah oo tira dooda gaareyso 4 ay is dileen.

"Waxaa hurdada naga soo kiciyay dhacdoo yinkii ugu dambeeyay ee magaalada ka dha cay, kuwaas oo ahaa dhacdooyin aad u xanuun badan, haddii aan nahay reer Utrecht waxaan iska wareysanay sidii aan isaga war qabi laheyn” Ayuu yiri Caabbi oo ka mid ahaa dadkii kulankaasi ka hadlay, isaga oo ugu baaqay waalidiinta maga alada ku dhaqan in ay la soo xiriiraan ururka haddii ay u baahdaan in la caawiyo.

"Annagu waxaan diyaar u nahay inaan intii karaankeena ah qabano had dii waalidiintu nala soo xiriiraan, dhib aato kasta waxeey lee dahay ka hortag, marka dhibku dhaco waxba kama qaban karno, waxaan se idiin balan qa adeynaa inaan idin ka caawino inta dhibaatooy inku cusub yihiin” Ayuu yiri Caabbi. Platform for media, ka daawo hadaladii kulan kaasi laga jeediyay.

Maraykanka oo hub culus u daa bulaya Israa’iil

Xoghayaha Difaaca ee dalka Maraykanka, Lloyd Austin ayaa ku dha waaqay inay Gan taalladda Nidaamka Difaaca Hawada ee Ter minal High Altitude Area Defense ee THAAD iyo kuwa Patriot oo dheeraad ah u soo diri doonaan Mandiqada Bariga Dhexe, sababo la xiriirta Dagaalka XAMAAS iyo Israel.

Qoraal uu Xogha ye Austin soo saaray ayuu ku sheegay inu u qaatay Tallaabo oyinka dheeraadka ee lagu xoojinayo Awoodda Milliteri ee Ciidda n koooda jooga Bariga Dhexe iyo in la kordhiyo Badbaadada Ciiddankoo da in Taageero la siiyo Difaaca Israel.

Waxa uu xusay inuu Go’aankaasi qaatay, kadib markii uu Madaxweyne Joe Biden kala xaajooday Galaangalka iyo Khataraha Iran iyo Xulafadooda ku yeelan karaan Dagaalka u dhe xeeya Dagaalamayaasha XAMAAS iyo Mill iteriga Israel.

Dhanka kale, Xoghayaha Difaaca Maray kanka, Lloyd Austin waxa uu hoosta ka xariiqay in Marakabka Daga alka ee The USS Dwight D. Eisenhower Carrier Strike Group loo diri do ono Deegaanada uu Taliska Dhexe ee Maray kanka mas’uul ka yihiin, halka Ciiddamo dhee raad sugaya Amarka loogu daabuli lahaa Man diqada Bariga Dhexe.

Khilaaf hareeyay Shirweyne looga hadlaay ay qaddiyada Arrimaha Falastiin

Shirkii qaddiyada Falastiin ee Dorraad ka furmay dalka Masar ayaa waxa uu ku soo dha maaday Khilaaf, iyado in la isku fahmi waayey qaabka loo dhigayo Qoddob ada lagu shaacin ayo Baya anka qadajirka ee geba-gebada Shir kaasi.

Ergooyinka Carbeed iyo kuwa dalalka Reer Galbeedka ayaana isku khilaafay Dhigaalka War-murtiyeedka, iyadoo Ergooyinka Galbeed ka ku adk eysteen in Bayaanka lagu dhalee ceeyo Ururka XAMAAS oo keliya. axayna Ergooyinka Reer Galbeedka ka biyo diideen in Bayaanka lagu qoro eede ymaha Israel ee dilka Kumanaan Falastiiniyiin ah, Fal kii Israel ee XJJ Dagaalka Qasa iyo in Shix nada ha Gargaarka Aadminimada gaar aan Dee gaanada Marinka Qasa ee go’do onsan. Khilaafka Ergooyinka Carbeed iyo kuwa Re er Galbeedka ayaa horseeday in Shirkii Qaah ira la soo gunaanado bilaa War-murtiyeed loo dhan yahay.

Si kastaba, Dowladda Masar oo marti gelis ay Shirkaas ayaa soo saar tay Qoraal ku aadan Kulankaasi oo la gu casuumay Ergooyin ka kala socday 34 dal iyo Ururo Caalami ah.

Wararkii ugu dambeeyay ee daga alka Xamas iyo Israel

Israa’iil ayaa Habeen hore duqeymo ba’an ka fulisay Gaza kadib markii ay ka digtay inay xoojinayso duqeymaha ka hor duullaanka dhu lka, iyadoo dagaal ka ka dhashay weerarka dhii gga badan uu ku daatay ee ay qaadday Xama as uu Axadda Shalay ah galay 7baadkii 3aad.

Xamaas ayaa sheegtay in duqeyma ha Habe en hore ee Marinka Gaza ay ku dhinteen ugu yaraan 80 qof, laguna burburiyay 30 guri, sida ay warisay AFP.

In ka badan 40 boqo lkiiba dhamma an gury aha Gaza ayaa wa xyeelo gaar tay amaba la burburiyay, sida ay QM sheegtay iyadoo soo xiganaysa saraaki isha deegaanka.

Israa’iil ayaa dhankeeda sheegtay in diyaar adaheedu ay duqeeyeen dhismo ku hoos yaal masjid ku yaala Daanta Galbeed halkaasi ay sheegtay in xubno ka tirsan Xamaas iyo Islamic Jihaad ay ku qorsheynayeen "Weerar Argagix iso oo xilliga dhow ah” sida ay hadalka u dhig tay. Wafa, oo ah wakaaladda wararka rasmiga ah ee maamulka Falastiin, ayaa sheegtay in ugu yaraan hal qof uu ku dhintay duqeynta, dhowr kalena ay ku dhaawacmeen dhismaha ka hooseeya Masjidka al-Ansar ee xerada qaxo otiga Jenin.

Weerarkan cirka ah ee Israel ayaa ah ugu yaraan kii labaad ee maalmihii la soo dhaafay ay ka fulisay Daanta Galbeed ee dhulka la haysto, halkaas oo ay ka socdeen rabshado u dhexeeya Yuhuuda la dejiyay iyo Falastiiniyiin ta tan iyo 7-dii bishan oo ay kooxda Xamaas ee ka soo jeeda Gaza weerartay Israa’iil.

Dhinaca kalena, Warbaahinta dowladda Suur iya ayaa warisay in ciidamada Israa’iil ay diyaar adohoodu duqeeyeen garoomada caalamiga ah ee ku yaalla caasimadda Dimishiq iyo maga alada waqooyiga ku taalla ee Xalab.

Waxa ay sheegtay in weerarkaas uu ku dhin tay hal qof, islamarkaana ay waxyeelo gaarsiiy een dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan, taas oo keentay in ay shaqada garoomadu joogsato.

Israa’iil ayaa dhowr duqeymo ka geysatay gudaha dalka Suuriya, oo ay ku jiraan garoom ada diyaaradaha, tan iyo markii uu dagaalka billowday.

Israa’iil marar dhif ah ayay qirataa weerarr adeeda, laakiin waxa ay sheegtay in ay u dhaq mayso si ay uga hortagto Xisbullah iyo koo xaha kale in ay hub kala yimaadaan dalka ay xulufada la yihiin ee Iran, oo sidoo kale taag eerta Xamaas.Lubnaan-na, Xisbullah ayaa sheegtay in lix ka mid ah dagaal-yahannadee da la dilay Sab tidii, iyadoo ku-xigeenka hogg aamiyaha koox da, Sheikh Naim Kassem, uu ka digay in Israa’iil ay qiimo weyn ku bixin doo nto haddii ay bil owdo weerar dhulka ah oo ay ku qaaddo Marinka Gaza.Israa’iil ayaa duqey say bartilmaa meedyada Xisbullah subaxnim adii hore ee Axadda Shalay ah, iyadoo ka jawaaba ysa gantaallo la soo riday, sida uu shee gay milateriga dalkaasi.


QAREEEN DHAGOOL AH OO TAARI IKH KA DHIGTAY DOOD MAXKAMA DEED IYO WIXII AY U SHEEGTAY BB- DA


Maxkamad7baadkii hore, Sarah Sunny ayaa taariikh sameysay ka dib markii ay noqoay qare enkii ugu horreeyay ee dhagool ah oo ka do od damaxkamadda sare ee dalka Hin diya. 27-jirkan ay aa markii ugu hor reysay ka soo ho rmuuqataymadaxa cadaaladda DY Chandrachud bishii Sebtembar ka dib markii maxkamaddu ay u ogolaatay turjumaan luqad da dhegoolaha inuu ka caawiyo dooda.

Lixdii Oktoobar, maxkamaddu waxay sidoo ka le magacawday turjumaan gaar ah Sarah Sun ny, oo ah tii ugu horreysay taariikhda maxkam adda, si "ay u fahamto waxa socda" inta ay soc oto dacwaddu.Runtii, waxaan ku filaynaa in xilli yada dhageys iga dasturka aan yeelan doono turjumaan si qof walba uu ula socdo dacwad da," ayuu yiri gars oore Chandrachud. Kormeer ayaasha ayaa she egaya in joogitaanka Sarah Sunny ee maxkam ada sare ay gacan ka gey san doonto in nidaa mka sharciga Hindiya uu noqdo mid loo siman yahay oo la jaan qaada baahiyaha bulshada dhagoolayaasha.

Qareen sare Menaka Guruswamy ayaa ku til maamay dhac do "runtii taariikhi ah oo muhiim ah" AWIR KA, SAR AH SUN NY Qoraal ka sawirka, Ms Sar ah ayaa guushee da u aaney say waa liddiinteeda

Sanchita Ain, oo ah qaree nka ay Sarah Sun ny la shaqe yso, ayaa BBC u shveegtay in shaq ada Sarah ay yeelan doonto saameyn wanaag san oo mu staqbalka fog ah. "Waxay jebisay fikr ado bad an oo la aaminsan yahay, tani wax ay dhiiri gelin doontaa arday badan oo dhegoolo ah in ay bartaan sharciga iyo inay nidaamka sharci ga ka dhigaan kuwa ay heli karaan dheg oolay aashu," ayay tidhi.

Sarah oo degan koonfurta magaala da Beng aluru (oo hore loo yiqiin Bangalore), waxa ay ku shaqaynaysay sharciga muddo 2 sano ah.

Maxkamadaha hoose ee magaaladu, umays an ogolayn Sarah inay isticm aasho turjumaan sababtoo ah xaakinna du waxay u maleeyeen inaysan turjumaanadu lahayn aqoonta sharci ee looga baahan yahay si ay u fahmaan erey bixinta sharciga ah. Markaa waxay ku soo gudbin jirtay dooddeeda qoraal.

Saurav Roychowdhury, oo u turjuntay Sarah Sarah markii ugu horeysay ee ay ka soo hormu uqato maxkamada sare, ma aysan baran shar ciga laakiin waxay khibrad u leedahay u tarj umaada qareenada iyo ardayda sharciga. Wa xa kale oo uu hore uga soo muuqatay laba kiis oo ka dhacayey maxkamadda sare ee Delhi ee qareennada dhegoolay aasha.

Laakiin ma jiro tarjumaan luqadda dhegoola ha ee Hindi oo loo tabobaray ereybixinta sharc iga ah hadda - sidaas darteed qof kasta oo wax tarjuma, waxay u noqon doontaa shaqo socota

Sarah Sunny ayaa BBC-da u sheegtay in ay aad ugu hanweyntahay heerka ay soo gaartay. "Waxaan doonayay inaan tuso kuwa aan maqli karin haddiiba aan anigu awooday inay iyaguna sidoo kale samayn karaan."Sarah Sunny wa xay ku dhalatay Bengaluru. Walaasheeda mat aanta la ah Maria Sunny iyo walaalkeed Pratik Kuruvilla sidoo kale waa dhegoolayaal. Mr Kur uvilla waa Injineer dhanka Software-ka ah oo ku sugan dalka Mareykan ka, waxa uuna had da wax ka dhigaa Iskuulka dhagoolayaasha ee Texas, halka Maria ay tah ay xisaabiye.

Hindiya

Qoraalka sawirka, Waaliddiin ta Sarah ayaa la daalaa dhac ayay inay iskuul u hel aan iya da, mata ante eda Maria Sunny iyo walaalkeed Pratik Kur uv illa Waalidiintoodu ma aysan rabin in carruur to odu ay wax ka bartaan dugsiyada gaarka ah ee carruurta dhagoolaha ah. Helitaanka meel di ya ar u ah inay wada qaadato saddexda walaal ah a ah ayaa ku adkeyd, laakiin ugu dambeyntii waxay heleen meel ku habboon iyaga.

Fasalka dhexdiisa, ayey Sarah Sunny ku ba ratay akhrinta dibnaha iyo caawinta saaxiibad eed. "Waxaa kaloo jiray kuwo kale oo igu maja ajilooday balse mar walba waan la murmi jiray," ayay tiri.

Sarah waxay waxbarashada sharciga u aad ay kuliyadda St. Joseph ee Beng aluru. Hooyad eed, oo caawinaysay inta ay iskuulka ku jirto, ma sameyn karin sidaas oo kale koorsada shar ciga. Laakiin Ms Sunny waxay sheegtay inay taageero ka heshay saaxiibkeed iyo walaal aheed.

Waxay sheegtay inay u mahad celinayso wa alidkeed sida ay ula dhaq meen dhammaan sa ddexda carruur ah si isku mid ah oo "noo geey een dugsi caadi ah sababtoo ah waxay aami nsan yihiin sinnaanta".

"Taasi waa waxa i siiyay kalsoonida aan ka ga rumeeyay riyadayda."

Khubarada ayaa sheegay in dadka dhagoo layaasha ah ee dalka ku nool aysan inta badan awoodin in ay dhis taan xirfada dhanka shar ci ga ah, sab abo la xiriira ceebeynta iyo turju ba an la’aanta maxkamadaha.

17-kii Abriil, Maxkamadda Sare ee Delhi wax ay dejisay tusaale markii ay u ogolaatay qaree nka dhagoolaha Saud amini Pethe inuu ka soo muuqdo kiis. Si la mid ah Sarah Sunny, iyad una waxay keensatay turjumaan.

Bihii Sebtembar, maxkamadda sare ayaa sheegtay inay bilaabayso magac aabista turju baano u gaar ah ka dib markii qareen kale oo dhegoolo ah uu codsaday laba khabiir oo ku takha susay luqadaha dhegoolaha - mid qar ee nnadu leeyihiin iyo kan kale oo garsoorayaasha ah. Itoobiya

XIGASHADA SAWIRKA,SARAH SUNNY

Qoraalka sawirka,

Sarah Sunny, oo 27 jir ah, ayaa muddo labo sa no ah ku shaqeyneysay xirfadda wareennimadaMaxkamaddu waxay sidoo kale Ururka Turjub aanada Luqadda Dhago olaha ee Hindiya (ASLI) ka codsatay inay u dejiyaan hab-maam uusyada turj ubaanka. Tan waxaa loo sameey ay si loo fudu deeyo qareennada iyo garsooray aasha inay la socd aan dacwadda, Renuka Ra meshan, oo ah mad axweynaha ASLI, ayaa u sheegay BBC. Ain waxay sheegtay in khubara du ay sidoo kale raadinayaan inay abuur aan sharci ku qor an luqadda dhegool aha ee Hind iya taasoo caa win doonta qareennada dhega ha la' iyo dacw adaha.

Roychowdhury, oo ah turjumaan mi daarka, ayaa sheegay in go'aanka max kamadda uu sidoo kale ka dhigan yah ay in "dhagoolayaa shu ay ogaan doona an inay sidoo kale xaq u leeyihiin sha rciga".

"Sida ku cad tirakoobkii 2011-kii, waxaa Hin diya ku noolaa 18m dhag oolayaal ama dad ma qalku ku adag yahay. Way wanaagsan tahay in la ifti imiyo luqadda dhegoolaha si loo hubiyo in dadka dhegoollada ah ay helaan xuquuqdoo da," ayuu yiri Roychowdhu ry.

Waxa uu intaa ku daray in dalabka turjubaa no badan oo maxkamadaha ay u furi doonto fu rsado shaqo. "Waxaa jira ku dhawaad 400 ilaa 500 oo turju baano shahaado haysta [dalka] la akiin run ahaantii kaliya 40 ilaa 50 ayaa ah ku wo xirfad leh, aqoon leh oo qaban kara shaqo wanaagsan," Roycho wdhury ayaa yiri. XIGASHO:-BBC

Weerar Gantaal oo lagu qaaday Saldh igay Milliteriga Maraykanka ku leeyihiin dalka …

Wakaalladda Wararka caalamiga ee REU TERS ayaa goor dhow baahisay in gantaal la gu weeraray saldhiga ciiddanka cirka Cayn Al-Asad ee gobalka Ambar ee Galbeedka dalka Ciraaq. REUTERS waxay ka soo xigatay Ilo Milliteri in duqeyntaasi lagu garaacay xerada ay joog aan milatariga Mareykanka, kadib in daryanka qarax weyn laga maqlay gudaha Ssaldhigaasi ciidamada joogaan.

Warar kale ayaa shee gay in 3 Gantaal lagu duqee yey saldhiga, inkastoo aan ilaa haatan la soo tebinin Khasaaraha rasmiga ee ka dhashay qaraxaasi oo ay soo tuureen malee shiyo taabacsan dowladda Iran iyo Ururka Xisbullaahi Lubnaan.

Dorraad ayey ahayd, markii diyaarad nuuca aan duuliyaha wadin ee Daroon ah ku burbur tay gudaha isla saldhiga (Ain al-Assad base) ee galbeedka Ciraq, sida ay soo tebisay Wak aallada Wararka ee AFP.

Kooxda hubeysan ee Iska Caabinta Islaami ga Iraq (The Islamic Resistance in Iraq) ayaa sheegatay mas’uuliyada Weerarkaasi, sida la gu soo daabacay Barta Telegram Channel ee ay adeegsadaan Kooxaha Hubeysan ee taaba csan Milliteriga Jamhuuriyadda Islaamiga ee Iran.Tan iyo Arbacadii la soo dhaafay waxaa 5 je er Diyaaradaha Daroonka lagu weeraray sad dex Saldhig oo ay Milliteriga Maraykanka iyo Isbahaysigooda ku leeyihiin dalka Iraq, kuwaasi oo kala ah: Saldhiga Cayn Al-Asad, Al-Harur Base iyo Xero Milliteri oo u dhow Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Baqdaad.

Maraykanka waxaa ka jooga dalka Iraq Ciiddamo tiradooda dhan tahay 2,500 Askari, kuwaasi oo deggan 3 Saldhig oo ku kala yaalla Galbeedka, Waqooyiga iyo Caasimadda dalka

asi ee Baqdaad XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip