HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AXAD 22-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Sunday October 22, 2023 - 08:19:09 in Wararka by
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AXAD 22-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Wasiirka Maaliyadda XFS oo xaqiijiy ey in DFS ku guulaysatay Barnaa mujka Dayn Cafinta

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Md. Biixi Iimaan Cige ayaa ka hadlay hanaanka Da yn cafinta Soom aaliya in uu dhammaanayo bartamaha bisha December ee Sannadkan.

Wasiir Biixi oo la hadlay war baah inta ayaa sheegay in ha naanka daynta cafinta soo maray marxaladdo kala duwan oo dowladda So omaliya ku bixisay daddaal xooggan kaas oo noqday miro dhal” wax aan kalsooni ku qabnaa in aan ku guulaysanayno in dayn cafinta si buuxda ugu gulaysan doono bartamaha bisha December” ayuu yiri Wasiir Biixi.

Sidoo kale Wasiirka maaliyaddu XFS wuxuu faahfaahin ka bixiyey kulammo uu la qaatay ha ya’adda caalamiga ee doorka ku leh daynta ca finta isagoo xusay in dhammaan kulamadaas ku dhamaadeen is faham iyo wada shaqayn bu uxda,wasiirka ayaa si gaar ah u xusay inuu kul amo kala duwan la qaatay Haya’addaha Maaliy adda dalka Maraykanka,dalalka Carabta,iyo yu rub isagoo ugu bishaareeyey Shacabka Sooma aliyeed in si dhamaystiran loo cafin doono dayn ta lagu leeyahay Soo maaliya.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa she egay in ay socdaan habra acyo lagu xadidayo laguna xakamay nayo dhaqaalaha Khawaarijta, daddaa ladan oo wasiirku hormuud ka yahay kana mid ah qorshaha guud ee cirib tirka khawaarijta.

Thabit Cabdi oo farriin culus u diray mada xweyne Xasan kadib digniinti mucaaradka

Gudoomiyihii hore ee gobalka Ban aadir, Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Ma xamuud ugu baaqay in uusan uga sii darin xaaladda dalka.

Thaabit ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ugu horreyntii ku baaqay in shacabka iyo siyaasiyiinta ay mad axweyne Xasan ku garab siiyaan masuuliyad aha dastuuriya ah ee ugu horreeya an la-dagaalanka argagixisada iyo doorasho qof iyo cod ah ee nidaamka xisbiyada badan.

"Madaxweynaha JFS garab ha lagu siiyo ma s’uuliyaddaha dastuuriga ee loo doortay, loona dhaariyay oo ay ugu horeeyaan la dagaallanka argagixisada khawaarijta iyo doorasho qof iyo cod ah ee nidaamka xisbiyada badan iyada oo loo marayo dariiq sharci ah, heshiis lagu yahay sida uu qabo dastuurka dalkeena oo Soomaali ku heshiisay,” ayuu yiri Thaabit Cabdi

Sidoo kale waxa uu madaxweynaha ugu baa qay in uusan uga sii darin xaal adda dalka ee uu wax ku hoggaamiyo tallada umadda tuullo iyo magaalaba, maadaama uu ka arriminayo m asiirkooda.

"Md.Madaxweyne haddii aad mar labbaad fur sad u heshay gurigii ummadda, waxaa lama hu raan ah inaadan uga darin oo aad wax ku hogg aamisaa talada ummadda tuulo iyo magaalaba ileen waa masiirk oodee.”

Ugu dambeyntiina wuxuu ka dhaw aajiyay in siyaasiyiinta diyaar u yihiin in ay madaxweyna ha wax la saxaan, sid aas darteedna ay tahay inuusan dhageysan kuwa ku hareersan ee ta llada khaldan siinaya, sida uu ku yiri qora alka. "Dadka badankii wili waxay doonay aan inay wax kula saxaan ee kuwa talada khaldan ya ysan ku gaarsiin meel in wax la saxo ay waajib noqon doonto.”

Hadalka guddoomiyihii hore ee gobolka Ban aadir ayaa imanaya xilli madaxdii hore iyo siy aasiyiinta ay madaxweyne Xasan Sheekh uga digeen in khatar uu gelin nidaamka awood qey bsiga beelaha Soomaali yeed, uuna ka foojign aado waxkasta oo shaki gelin kara awood qey bsiga, dalkana u horseedi kara dib u dhac.

Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ka horyimid meel-marinta heshiiskii gola ha wadatashiga qaranka, kaasi oo madaxwey ne Xasan Sheekh uu la dhacsan yahay, uuna gadaal ka riixayo dhaqan-galkiisa.

Madaxweyne Xasan ayaa Jimcihii hore khu dbad uu ka jeediyay Masaa jidka Madaxtooya da ugu adkeystay heshiiskaas, kaasi oo dhiga yay in laba xisbi oo kaliya dalka laga dhiso, la na bedelo nidaamka baarlamaaniga ah ee had da Soomaaliya ka shaqeeya.

Madaxweynaha ayaa markaas ka digay in la diido wax aan loo heyn sabab ama xal kale, wu xuuna yiri "Wax waa diidi kartaa, laakiin soo ba rbar dhig mowqifkaaga iyo waxa aad dooneyso ,haddalaba xisbi in la qaato ayaan go’aansanay hadaa diidan tahay qor shahaas noo sheeg si da aad rabto oo nagu qanci xalka ku jira.”

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif si ad ag uga hadlay dagaalka ka socda Sh/Dhexe

Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif ay aa soo saaray baaq culus ku socda beelo wa laalo ah oo ku dagaalamaya qeybo ka mid ah gobolka Sh/Dhexe, kadib markii uu maanta la hadlay TV-ga Do wladda. Sheekh Maxamuud ayaa musiibo ku tilmaamay dagaalka u dhaxee ya dadkaan walaalaha ah, isagoo xusuusiyey carada Alle oo ay kala kulmi karaan daadinta dhiiggooda.

Sidoo kale Sheekh Maxamuud ayaa sheeg ay in dhibaatooyinka ka socda Soomaal iya aan lagu jooji karin hadal iyo wacyi gelin toona, balse loo baahan yahay ficil &in la helo awood u bareerta inay meel mariso wixii wanaagsan.

"Dadka sheydaan ayaan qaaday, dadka Soo maaliyeed waa is yaqaanaan cid dagaal wax ku qaadeysa ma jirto, dadka cidii gardaran gar ta hala saaro, si loo joojiyo musiibadaan,” ayuu yiri Sheekh Maxamuud.

Shiiqa ayaa sheegay in dadka is dilaaya ay wada dhasheen, "Sababta ay isku dilayaan wa xaa waaye Ilaahey iyo Rasuulkiisa ayey ka furt een, hadii aan wax ka hor taga loo helin dhigga ay daadinayaan joogsa maayo,” ayuu yiri. Sheekha ayaa sheegay in laba arrin lagu xaka mey karo dagaal beeleedkaas, 1- In shareec ada islaamka lagu kala saaro dad ka dagaala maya, 2-& in awood dowladeed lagu maquniyo.

"Hadaan la helin labadaas maalin kasta wax aan arki doonaa qof qaraabadiisa dilaya, mee sha hala tago waxaan hala suuliyo, musiibaa ka soo socota meeshaas, dadkaan waa naqa an waana ka dhalanay, waa in wax aan asalko oda laga dabatago,” ayuu hadalkiisa ku sii dar ay Sh.Maxamuud. Dagaalkaan oo u dhaxeeya Maareeyaha Hey’adda Aqoonsiga iyo diiw aangalinta Qaranka oo kulan la yeeshay Gu ddiga Rugta Ganacsiga

Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiw aangelinta Qaranka mudane Cabdiweli Timaca dde ayaa Xarunta hay’adda waxaa uu kulan ga ar ah kula qaatay Gudiga Rugta ganacsiga Soomaaliya.

Maareeyaha ayaa kulan ka an kula wadaagay Gudiga ru gta ganacsiga Nidaamka Bix inta kaarka aqoonsiga dad weynaha kaasi oo dhawaan si rasmi loo bilaabi do ono diwaan galinta Muwaadiniinta soomaal iyeed iyo dadka sida sharciga ah ku jooga dalk eena.

Maareeyaha Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiw aangelinta Qaranka mudane Cabdiweli Timaca dde ayaa tilmaamay in Hay’adda NIRA ay hirg alinayso nidaam loo dhan yahay si fududna la gu wada heli karo. Isaga oo xusay in Kaarka Aqoonsigu uu wax wayn ka tari doono horumar inta dhaqalaha dalk eena.

Guddoomiyaha Rugta Gancsiga SomaaliyaMd. Mohamoud Cabd ikariim Gabayre ayaa til maamay inay aad ugu taamayeen nidaamka Aqoonsiga ee Hay’adda Diiwaangalinta dad weynaha. Wuxuuna sheegay in Gan acsatada Soomaaliyeed baahi wayn ay u qabaan helita anka Kaarka Aqoonsiga dadweynaha si nida am sharci ah dun ida ugula macaamilaan Ganacsi gooda.

Kulanka markii uu soo dhammaaday ka dib dhammaan xubnaha Rugta Gan acsiga ayaa si rasmi ah loo diiwaan gal iyay si ay u helaan Kaarka aqoonsiga Qaranka.

Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale oo loo maga caabay Maareeyaha Sand uuqa Nabadda iyo Xasilinta Soomaaliya

Xafiiska R/lwasaaraha XFS ayaa Md. Cab diraxmaan Xasan Jimcaale u magacaabay Maa reeyaha Sanduuqa Nabadda iyo Xasilinta So omaaliya, si loo dardar galiyo horumarinta mus haar aadka nabadeynta iyo xasil inta dalka.

Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale waa aqoony ahan heerka labaad ee Jaam acadda ka haysta cilmiga Amniga iyo xiriirka Caalamiga ah iyo si doo kale darada 1ad ee jaamacadda ka cilmiga horumarinta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga.

Cabdiraxmaan Xasan Jimcaale ayaa 15 sa nno ee la soo dhaafay ku jiray siyaasadda Soo maaliya, asaga oo xilal kala duwanna ka soo qabtay hay’adaha dowladda sida Agaasimaha Telefi shinka Qaranka oo uu ahaa 2009–2014, sidoo kale waxaa uu latliye ka soo noqday Xafii syada Ra’isulwasaa raha iyo Madaxweynaha dowladda Fed eraalka

Soomaaliya Sanduuqa xasilinta iyo nabade ynta ayaa muhiim u ah isku xirka kaalmo oyin ka nabadeynta Soomaaliya iyo xasilinta deeg aanada la.xoreeyay.


Digniin laga bixiyey roobab ka bilo wday dalka iyo Duufaan ku wajahan Puntland

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaran ka ayaa Bulshada ugu baaqday Xalay in ay ka fogadaan hareeraha Wabbiyada iyo Goobaha biya mareen ada ah xilli roobab xoogan ay ka da’ een gobolada dalka qaarkood.

"Bulshada Soomaal iyed haka foga ato ha reeraha Wabbiyada iyo goobaha biya mar eeka nka ah.” ayuu yiri Gudd oomiyaha Hay’adda Maareynta Musii bo yinka Qaranka.

DAAWO HADALKA GUDOMIYAHA

Dhinaca kale, Xarunta Maareynta Xogaha khayraadka biyaha iyo Dhulka ee Puntland ay aa ka digtay duufaano ku soo wajahan qeybo ka mid ah gobo lka Bari ka dib War-saxaafad eed ay soo saartay oo sidan u qornaa:-

Duufaanta loo yaqaan 05A(Five) ayaa 17 October waxay kasoo bilaaba tay bartamaha bad-weynta India kuna bilaabatay xawaare dhan 30km/h.

Duufaanta 05A(Five) ayaa kuwajah an Jazii rada Socotra, xeebaha Salalah iyo Yemen.

Duufaanta 05A(Five) ayaa wadata roobab xoogan iyo dabaylo, xawaaraha dabasha ayaa gaaraysa 205km/h (boqol iyo shan kilomitir saa cadii), maalinta axadda ee bishu tahay 22 oct ober.

Hadaba dhamaan bulshada kudhaq an de gmooyinka Caluula, Bareeda, iyo Bargaal gaar ahaan kaluumaysatada waa inay joojiyaan usafrida bada iyo kaluumaysiga.

Sidoo kale doonyaha ganacsiga ee isaga go oshaya gacanka cadmeed iyo badweynta hind iya waxaa lagu war galinayaa inaysan ku safrin badda ilaa iyo 25 bisha October.

Hay’adda macluumaadka khayra adka biya ha iyo dhulka waxay sidhow ula soconaysaa so ona gudbinaysaa xaalada duufaanta 05A (five).==DHAMMAAD==

Cali Guud-laawe oo Shalay furey Kalfadhig ga afaraad ee Baarlamaan ka Hirshabeelle

Madaxweynaha D/G/Hirshabeelle Md. Cali Guudlaawe Xuseen oo gudanaya waajibkiisa dastuuriga ah ayaa Shalay si rasmi ah u furaykalfadhigga 4ad ee Baarlamaanka D/Hirshabeelle.Madaxweynaha oo uu wehli yay Madaxweyne Ku Xigeenka D/Hirshabeelle Md.Yuusuf Axmed Hagar ayaa khudbad dhin acyo badan taabane ysa ka jeediyay furitaanka Kalfadhiga Baarlama anka isagoo sheegay in sanadkii koowaad ay D/G/ Hirshabeelle ku howlaneyd xalinta taba shooyinkii jiray iyo arrimaha doorashooyinka dalka, halka sanadka labaadna ay dowladda & bulshada Hirshabeelle ku jiraan dagaalka ka dhanka ah kooxda Khawaarijta ah ee alshab aab oo guulo waaweyn laga gaaray iyadoo ay isu furan yihiin Maga alooyinka Muqdisho ilaa Feerfeer, Muq disho ilaa Gaalkacyo oo si nabad ah la isugu kala gooshayo taasina ay ku timid dagaalka wadajirka ah ee lala galay cad owga.

Madaxweynaha ayaa si cad u shee gay in ay jirto tabashooyin ay ka qabaan DFS waxa uuna xusay in si hoose ay ugu sheegeen taba shada ay qabaan hada wixii ka dambe eyase ay kor u sheegi doonaan taba shadooda.

Madaxweynaha ayaa adkeeyay in Dowladdii su had iyo jeer u taagan tah ay difaacidda His habeelle iyadoo shac abkeeda kaashaneyso waxay dagaal kula jiraan khawaarijta cadowga ku ah nolosha dadka Soomaaliyeed isagoo til maamay in bariga Hirshabeelle laga ciribtiray Khawaarijta arxanka daran hada wixii ka dam beeyana loo jeesan doono deegaanada galbe edka Hirshab eelle, dhanka kale waxa uu xus ay in deegaanada la xoreeyay laga fulinayo ma shaariicda barnaamijka xasilinta si

dadka ay u helaan adeegyada aasa asiga u ah bulshada.Qodobada kale ee uu Madaxwe ynaha khudbaddiisa xoogga ku saaray waxaa kamid ahayd faahfaahinta dad aalada uu ku bixiyay arrimaha dib u he shiisiinta oo dowladi isu ay dadaal iyo waqtiba ku bixisay waxa uuna sheegay in magaalada beledweyne uu kasoo daayay dad nool oo lakala haystay si doo kale waxa uu adkeeyay in Shalay kadib gacan adag lagu maareyn doono dhiiga ku daadanaya dee gaanada ho os-yimaada degmada cadale ha dana uu u diray ciidamo kala dhexgala beela ha dagaalamaya, waxa uuna ugu baaq ay dhaq anka & waxgaradka kasoo jee da deegaanada as inay ku baxaan cola ada ka jirta D Cadale.

Madaxweynaha ayaa sheegay inuu dhamey stiray garsoorka Hirshabeelle sida ugu dhaqsi yaha badan ay uga ho wlgali doonaan Gobolla da iyo degmooyinka Hirshabeelle, isagoo dhan ka kale faray W/Arrimaha Gudaha dhameystir ka goleyaasha deegaanka. -DHAMAAD-

Taliska Booliiska Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay qarixii Shalay ka dhacay Ceelasha Biyaha

Taliska ciidanka Booliiska Soomaali yeed oo faah faahin ka bixiyay qarax Shalay ka dhacay deegaanka Ceela sha Biyaha ayaa sheegay in ciidama dda ammaanku ay ka fashiliyeen dha gar xooggan oo kooxda naf la caariga ah ee khawaarijtu ay doone ysay inay ku dhibaaatey so shacabka magaalada Muqdi sho.

"Ciidamadda Ammaanka oo ka fee jigan dhagaraha qarsoon ee ay male egayaan cado wga khawaarijta ayaa ku qab tay bar kontarool oo amniga lagu sugo gaari laga soo bix iyay walxaha qarxa oo la dama csa naa in gudaha loo soo gal iyo caasim adda, shacabka lagu waxyeeleeyo” ayaa lagu war ka soo baxay Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Taliska Ciidanka Bol iiska Soomaali yeed ayaa sheegay in qaraxii Shalay ka dhacay de egaanka Ceelasha Biyaha ay ku geeriyoodeen 6 ruux oo 4 kamid ah ay yihiin Ciidamada ge esiyada ee fashiliyay qaraxaan iyo labo ruux oo shacab ah sidoo kalena qaraxa ayaa geystay khasaare hantiyeed.Afhayeenka Ciidanka Boo liiska Soomaaliy eed G/le Saadiiq Aadan Cali (Doodishe) ayaa sheegay in qaraxaani uu noqonayo kii 5-aad ee ciidamada amnigu ay ka hor istaageen in gudaha loo galiyo Caasim adda.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshab eelle oo weerar afka ah ku qaaday DFS

Madaxweyne ku xigeenka maamulkaHirsh abeelle Yuusuf Axmed Hagar Dab ageed oo Shalay ka hadla ayay furitaanka Kalfadhigga afaraad ee Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa wee rar afka ah ku qaaday dowladda Feda ra alka Soomaaliya.

Yuusuf Axmed Hagar ayaa sheegay in dowlada Federaalka Soomaaliya ay dhibaato iyo hagar daamo ku heyso maa mulka Hirshabeelle, isl amarkaana haatan waxii ka dambeeya aysan u dulqaadan doonin in dowlada fedara alka ay gacan bidxeeyso maamul ka Hirshabeelle.

"Dowladda Fedaraalka waxay nagu hayso dhibaato iyo hagar daawo u gaar ah Hirshab eelle, wax badan ayaan arinta qarsanay, laakiin hada wixii ka dambeeya dowladda hagar daa mada ay inagula dhaqmeyso ayaan kula dhaq mi doona" ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshab eelle Yu usuf Dabageed ayaa sido kale sheegay in do wladda Fedaraalka maa mulada kale iney ula dhaqanto si ka du wan sida ay Hirshabeelle ula dhaqanto, taasina aysan aheyn mid ay kula shaqeyn karaan dowladda fedaraalka.

"Ma aqbali doono in maamulada nala mid ah ay si heer sare ula cilaaq aado dowladda, inagana qashin ay in oo soo dirto, waxaan leeyahay qashin ka aad noo soo direysan naga daaya, hadii kale anagana qashin ayaan idin so direyna" ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle.

Lama oga waxa ay salka ku hayso dhaliish aan adag uu hawada u mariyay DFS madax weyne ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuus uf Axmed Hagar Dabageed.

Ururka XAMAAS oo sii daayey La-haystayaal Maraykan ah

Hooyo iyo Gabadheeda ayaa Dorraad oo Jimco ahayd la sii daayey, kadib markii ay Dow ladda Qatar galaangal u gashay sii-dayntooda sababo dhanka Aadminimada. Judith Tai Raa nan oo 59 jir ah iyo Gaba dheeda, Natalie Raa nan oo 17 jir ayaa waxaa loo gudbiyey Israel, iyadoo la filayo inay u dhoo faan Maraykanka.

Qoyska oo ka soo jeeda magaall adda Chi cago ee Gobalka Illinois wa xay Israel ku joog een Socdaal ay kuam booqanayeen Ehelkooda oo ku nool Deegaanka Nahal Oz ee Koonfurta Israel.

Bishan October 7-dii ayey Dagaala maya asha XAMAAS weerar qorshey san ku qaadeen gudaha Israel, waxay na gacanta ku soo dhigeen ku-dhaw aad 200 oo qof oo Isr

aa’iiliyiin ah.


Saameyn ka dhalatay Roob ka da’ay Magaalada Baladweyne

Wararka imaanaya Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiir aan ayaa sheegaya in Roobab mahiig muddo saacado ah ka da’ayey maga aladaas uu saba bay in biyo badan ku soo rogmadaan Xaafa daha Balad weyne

Wararka ayaa sheg aya in Qoysas badan Habeen hore laga sam ata bixiyay Daad ka ku soo rogmaday Xaafa daha Maga aladaas.

Dhalinyaro iskood isku soo abaab ulay ayaa la sheegay in ay ka qayb qa ateen samata bixi nta Qoysaska uu saameynta ku yeeshay Ro obkii Habeen hore ilaa Shalay ka da’ayay Magaalada Bala dweyne .

Qaar ka mid ah Dadku ku dhaqan Xaafa daha M/Baladweyne ayaa Habeen hore dadaal xooggan ku bixiyay daadadka ka dhashay Ro obka sidii biyaha loogu leexin lahaa dhanka We biga, waxaanaay ku guuleesteen in ay Fura an biya xireenka Dhagax jebis ee ku yaa ta theend lla maga alad aas oo biyaha roobka ku shuba Webiga.

Shacabka ku nool magaalada Beled weyne ayaa ka cabsi qaba in biyuhu gudaha u galaan magaalada taas oo sababi karta khasaare iyo barakac.

Sidoo kale waxaa maalintii labaad xiran garoonka diyaaradaha Magaala da Baladwey ne ee xarunta gobolka Hiiraan oo Roobka sa ameeyn uu ku yeeshay .

Shirkii Wasiirada Maamulka K/ Galbeed oo Shalay lagu ansixiyay arin aad muhiim u ah

Waxaa Shalay mar kale magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool shir ku yeeshay Golaha Wasiirada Dowlada Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur-Galbe ed. Madaxweynaha Maamulka Ko onfur Galbeed C/casiis Xasan Ma xamed (Laf tagareen) ayaaGudo omiyey Shirkaani oo ay soo xaa direen inta badan Wasi irada Maamulkaasi.

Golaha Wasiirada ayaa door kadib waxay si buuxda u ansaxiyeen Miisaniyada Sanadka 20 24 kaasoo ay soo Gudbisay Wasaarad da Maaliyada maamulka.

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koon fur Galbeed ayaa lagu Ansaxiyey Miisaniyada Sanadka 2024 ee soo Gudbisay Wasaaradda Maaliyada.

Shirkii kan ka horeeyay oo isla Magaa lada Xu dur ka dhacay ayaa waxaa shir gudoomiyay Madaxweynaha Dowlada Faderaalka Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu kaabtay Magaa lada Dhhuusa-mareeb.

Maxkamadda Jubbaland oo Shalay soo ga ba-gabeysay kiis dacwad Dil ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qey bta Jubbaland ayaa soo gabagab aysay dhag aysiga kiis dacwad dil ah oo loo haysto eed aysane Maxamed Cabd ull aahiSiciid (Maxamed Khadar).

Eedeysane Maxamed Kha dar ayaa ku eedeysan dilka all aha u naxariistee Marxuum Maxamed Deeq Nuune Saa lax oo lagu dilay xaafadda Calanleey ee Maga alada Kismaayo ee Xarun ta Gobolka Jubbada Hoose.Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkama da Ciidamada Jubbaland G/ dhaxe Nuuradiin Max amed Khaliif oo gacanta ku hayay baarista kii skan ayaa Maxka madda hor keenay caddey mo muujin aya goobta dilka uu ka dhacay wa xaa na uu sidoo kale cuskaday qiraal eeday sanaha laga hayay.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida qey bta Jubbaland ayaa Go’aan kama dambeys ah ka gaari doonta kiiska dacwada eedaysane Maxamed C/hi Siciid (Maxamed Khad ar).

Askar dilal geysatay oo Shalay Dil toogasho ah lagula fuliyay Bay dhabo

Maxkamadda ciidamada Gobolka Bay ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Shalay xu kun dil toogasho ah ku fulisay Askar ka tirsa neyd ee ciidanka Daraawiishta iyo kuwa Booli ska ee Maamulkaasi, kuwaasi oo horey dilal u geystay.

Fagaare ku yaalla magaalada Bay dhabo ayaa lagu toogtay saddex Askari oo lagu kala magacaabi jiray Xuseen Cali Macalim limaan (Gu rey) oo ka tirsan daraawi ishta Koonfur Galbeed iyo Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga.

Sidoo kale xukunka dilka tooga shada ayaa isna lagu fuliyay Cabdull aahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Bool iska Koonfur Galbeed ka tir san, kadib markii Askartan dhammaantood ay ho re Maxkamadda ciidamada ay xukun dil too gasho ah ku riday.

Labada Askari hore ayaa Beerta Qurun Jiis oo DegaanDug Baydhabo ku taal ku dhex Dilay marxuum lagu ma gaca abi jiray Allaha u nax ariistee Mux udiin Maxamed Cabdiraxmaan Ju ne 18 2018-kii.

Cabdullaahi ayaa isna lagu helay inuu Dilay Isgoowe Maxmed Aadan June sedaxdeedii san adkan, marxuum ka ayaa ahaa Farmashiiste isku diyaar inayay Guri gal laakiin u dhintay ka doodiddaxabad kor loogu riday.

Ciidanka XDS oo howl gallo sifeyn ah ka wada deegaannada Caad & shabeeloow koonfurta G/Mudug

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaal iyeed gaar ahaan Guutada 18-aad ee Kumaandoos ka Gorgor ayaa howlgalo qorshayn ka fuliyay dhulka miyiga aa ee u dhaxeeya Deegaanada Caad iyo shabeeloow koonfurta Gobolka mu dugCiidamada ayaa dhulka miyigaa ku baacsa day firxadka khaw aarijta arxankada ran ee khawaarij ta, Ciida mada aya an wada howlgalo lagu sug ayo amniga guud ee deegaanadaan.

Taliye ku xigeenka Guutada 18-aad ee Kum aandooska Gorgor xoogga Dalka Soomaaliye ed Suulnuuge ayaa hogga aminayay howlgalka qorshayn ayaa sheegay in ciidamadu ay guda ha u galeen saldhigyo khawaarijta ku dhuu m aalaysanayeen oo ku yaala aagga shabeeloow

Kooxda naf la caariga ee Khawaarijta ayaa iskaga cararay saldhiyo ay ku lahaayeen dhu lka miyiga ah aagga Caad iyo shabeeloow ka dib markii ciidamadu ay sameeyeen howlgal nadiifin ah.

Hargaysa: 2 dhallinyaro ah oo baraha bula shada caan ka ahaa oo shil baabuur ku geer iyooday

Cabdicasiis Marshal iyo Khadar Qo rshe oo ahaa dhallinyaro saaxiibo ah isla markaana ca an ka ahaa barta Snap Chat, ayaa ku geeriyo oday shil baabuur oo ka dhacay Hargaysa Shalay subaxdii hore.

Geerida Marshaal iyo Qorshe ayaa aad uga nix isay dadwaynihii baraha bul ashada kala socon jiray, iyada oo geer idooda ay dadku ku hadal hayaan goobaha ay bulshadu iskugu timaado.

Dhallinyaradan oo Shalay daakiraadii subax marayay wadada wayn ee Harga ysa galbeed ka uga baxda, ee xaafada Jigjigayar, ayuu baa buur ay wateen oo nooca raaxada aha uu ku dhacay baa buur xamuula, iyada oo 2 dhallin yaro ah oo kalena ay ku dhaawacmeen shil ka.

"Gaadhiga wayni markii hore biro hal kaasa ayuu soo jiidhay, iska xili dambe na way ahayd markii uu gaadhigani ga adhiga ku dhacay, dha dona way jirtay, wax istoob ahna muu lahayn, gaadhig anina xawaare ayuu ku socday oo sid asu ugu dhacay, marka 2 inan ayaa ku dhintay" Goobjooge ayaa sida war baahinta u sheegay.

25 September ayay ahayd markii Liibaan Daahir iyo Mustafe Saleebaan oo ahaa laba muuqaal duube oo caan ka ahaa gayiga Soom aalida isla marka ana ka hawlgali jiray ustudya ha Waqal ee duuba heesaha ay ku geeriyoode en shil baabuur oo ka dhacay degmada She ekh, iyada oo geeridooda aad loo ga naxay.

Shilalka baabuurta ayaa sannadah an dan be sii kordhaya Somaliland, iya da oo shilal ba dan oo naxdin lihi ay ka dhaceen wadooyinka dib u hagaajinta lagu sameeyay oo inta badan ay baabuurtu xawaare sare ku marto.

Shir looga hadlayo Nabada Bariga Dhexe oo Shalay ka furmaya dalka Masar

Waxaa Caasimadda Cusub ee Maa mulka dalka Masar Shalay oo Sabti ah ka furmi doona Shirweynaha Nabadda Qaahira ee uu Mad axweyne Elsisi gogosheeda dhigo, si Xal Caal ami ah loogu helo Xaalladda Cakiran ee maga alladda Qasa ee la go’doo miyey, weli ay ku hoobanayaan Duqey mo aad loogu riiqmay.

Madaxweynaha Ma sar ayaa ku baaqay Shirka Shalay furmayo, kadib, ma rkii ay Golaha Amniga Qar anka Masar yeesheen Kul an Khaas ah oo ay kaga hadleen Dagaalka Ma rinka Qasa iyo dhibaatadda iyo Barakaca ba ahsan ee lagu hayo dadka Falastiiniyiinta.

Shirweynaha Nabadda ee Qaahira waxaa ka qeyb geli doona Wafuud ka kala socda 31 dal, 3 Ururo Caalami ah iyo Xoghayaha Guud ee Qamada midoomay .

Dalalka la xaqiijiyey inay ka qeyb galay aan Shirkaasi waxaa ka mid ah: Qa tar, Iran, Gre ece, Palestine, the UAE, Bahr ain, Saudi Ara bia, Kuwait, Iraq, Italy, Britain, Spain, Cyprus, Turk ey, Israel, Brazil, China, America, Moroc co, South Africa, Norway, Russia iyo Golaha Europe (The European Council).

Si kastaba, Dagaalka u dhexeeya XAMAAS & Ciiddanka Israel oo Shalay galay maalintii 14-aad waxaa ku shahiiday in ka badan 4,137 Falas tiini,halka 13,000 kalena ku dhaawacmen

AMSTERDAM: MAXKAMAD MAR KALE XUKUN KA SOO SAARTAY DACWADII MASJIDKA SOOMAALIDA

Dacwadii ka taagnayd masjidka Soomaalida ee ku yaal magaalada Amsterdam ee wad danka Holland ayaa heer xasaasi ah mareysa ka dib go’a an ay Dorraad soo saartay maxk ama dda dalkaasi oo markii 3-aad u xuku ntay Sheekh Suldaan Gasle inaan laga qaadi karin sharciyada ku qornaa nshaha waxa loo yaqaan KVK (Diiw aanka sharciga ah) inuu isagu yahay Guddoomiyaha guddiga maamulka masjidka, iyada oo la filayo in bisha December maxkam addu soo saarto mid ka mid ah go’aanadeeda kama dambeysta ah.

Tillaabadan,ayaa dha rbaaxa ku noqoney sa ra gga weli sii haya ma am ulka masaajidka, wa xaana suurtagal ah in arri ntani saameyso mu tamar loo madlan yahay in masjidka lagu qabto 7aadka dambe, lagu na wado in ay ka soo qey bgalaan mashaa’iq caan ah oo uu ku jiro Sh. Mustafe Haar uun.

Khilaafka ka aloosan masjid Quba oo w alaac badan ku dhaliyay Soomaalidu meel kasta oo ay joogto, wuxuu soo shaac-baxay horraantii sannadkii 2021 markii ay is qabteen saddexda xubno od ee ku qoran maamulka masjidka, oo 2 daraf kala noqday.

Iimaam-kii & guddoomiyihii maamu lka masj idka Sheekh Suldaan Gasle oo bud-dhig u ah aa arrimaha dacwada Soomaalida dalka Holl and muddo ku dhow 30 sanno oo dhinac ah & Guuleed Wayrax & Sheekh Ibraahim (Abuu-Khadiija) oo dhinaca kale ah.

Arrimaha la isku hayo ee uu khilaafkani ka dhashay waxaa weli ku dahaaran mugdi, iyada oo 2da dhinac aysan weli si waadix ah kaga hadlin ubucda waxa la isku hayo; marka laga tago eedeymo ku saabsan kala aragti duwana an qaabka loo wajahayo dacwada.

Sheekh Suldaan Gasle, oo muddo ku dhow 2 sanno masjidka dibed-joog ka ahaa, isaga oo ku doodaya inuu sharciyad u haysto inuu yahay Guddoo miyihii maamulka masjidka, balse si uu khilaaf uga fogaado uu doortay inuu banaanka ka joogo, ayaa wareysi uu dhowaan bixiyay wuxuu baaqay u diray culumaa’udiinka ka soo qeybga laysa mutamarka la iclaamiyay inuu ka dhacayo masjidka Quba.

"Waxaan ogahay ducaada qaarkood oo masaajidkoodii lagu qabsaday in ay ciddiyaha ku dagaalami lahaayeen haddii ay ku dhici lah eyd waxa anniga igu dhacay” Ayuu yiri Sheekh Suldaan Gasle, isaga oo intaasi sii raaciyay:

"U maleyn maayo inuu qaadan lahaa walaal ka mid ah culimada haddii ey ku dhici laheyd waxa aniga igu dhacay. Waxaan leeyahay wala alaheyga ducaa da ah oo aan qadarinaayo ash qaasto oda in arrintaasi ka fiirsadaan haddeey xal u soo wadaana ahlan-wasahlan”.

Sheekh Suldaan Gasle, wuxuu dhin aca ka le nasiib darro ku tilmaamay in masjidkii uu aas aaskiisa hormuudka u ahaa in lagu soo dhaj iyay warqad isaga lagaga digayo in aanu ku soo tukan karin. Dhinaca kale, howlaha masjid ka ay aa si habsami leh u socda, iyada oo ka sokow in masjidka ay ku cibaadeystaan kuma naan Soo maali ah, haddana lagu baro ubadka Soomaaliyeed culuunta islaamiga ah, waxaa nna jira dad badan oo Soomaali ah oo nasiib darro u ar ka in iimaamkii masjidka, ahaana shaqsigii hor muudka u ahaa dhismaha & hirge linta masjid ka inuu bannaanka ka joogo.

Isku dayo ay saxaafadda ku dooney say ma rar badan in ay la xiriirto ragga masjidka ku har ay, si wax lagaga wey diiyo arrimaha ku saabs an khilaafka ka la dhexeeya Sh. Suldaan ayaa gebi ahaanba hungo ku soo dhammaaday mar kii ay ku gacan seyreen raggaasi in ay sax aaf adda la hadlaan. Xigasho:caasimadda.net

Shir Madaxeed looga hadlayo jooj inta dagaalka Gaza oo ka furmay Qaahira

Shir caalami ah oo loogu magacda ray shir kii nabadda ee Qaahira ayaa ka furmay galinkii dambe ee Shalay dalka Masar si looga wad ah adlo sidii loo "dej in lahaa” dagaalka Israel iyo Xamaas. Wasiirka arrimaha dibadda ee Masar Sameh Shoukry ayaa sheegay in isu imaatinka uu ka shaqayn doono sidii kor loogu qaadi lahaa iyo gaars iinta gargaarka bini’aadantini mo ee mar inka Gaza, inkasta oo wakiilo ka so cda Maraykanka iyo Israa’iil aysan ka soo qaybgaleyn kulanka.

Sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Reuters madax ka socota VBariga Dhexe, Yur ub, Koonfur Afrika, Jap an iyo Boqortoo yada Ing iriiska ayaa ka qay bgalaya, waxaana ka mid ah. Madaxweyna ha Masar Abdel Fattah el-Sisi, Madaxweynaha Falastiin Maxa muud Cabaas, Boqorka Urdun Cabdal lah, Boqorka Baxreyn Xamad bin Ciisa Al Khaliifa, Amiirka Qatar She ikh Tam im bin Hamad al-Than, Dhaxal sugaha Kuwait Sheikh Meshal al-Ahmad al-Sabah, Ra/wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni, Raii sel Wasaaraha Sp ain Pedro Sanchez, Raiisel wasaaraha Giriiga Kyriakos Mitsotakis, Madax weynaha Qubrus Nikos Christodoulides, Madax weynaha Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa, W asiirka arrimaha diba dda ee Jarmalka Annale na Baerbock, Wasiirka arrimaha dibadda ee Fa ra nsiiska Catherine Colonna, Wasiirka arrima ha dibadda ee Japan Yoko Kam ikawa, Xogha yaha Arimaha Dibada ee UK James Cleverly, W/arrimaha dibadda Norway Espen Barth Eide, Wa siir ku xigeenka arrimaha dibadda ee Ruu shka Mikhail Bogdanov, Ergeyga Shiinaha ee Bariga Dhexe ayaa soo saaray Zhai Jun, Xo ghayaha Guud ee QM.Anto nio Guterres, G/Go laha Yurub Charles Michel, Madaxa siyaasad da arrimaha dibadda iyo M/Yurub Josep Borre ll, "Waxaan Shalay ku kulanay Qaahira xaalad aad u adag oo eegaysa bini’aadantinimadaya da iyo caqiidada aan sheeganeyno,” ayuu yiri Madax weyne Al-Sisi oo furay shir madax eedka.

"Aaway qiyamkii ilbaxnimada bini’a adantin imo ee aynu dhisnay sannado iyo qarniyo? Aaway sinnaantii dadka aan waxba Shalaysan ee aan laba-laab lahayn? ayuu intaas ku daray

Al-sisi ayaa sheegay in Masar ay si cad u cambaaraynayso beegsiga iyo dilka dadka ray idka ah, isagoo intaa ku daray inuu la yaa bay xaqiiqda ah in dunidu ay dib u istaagto oo ay daawato masiibo bini’aadannimo oo ka dhigan ciqaab wadareed ka socota Gaza.

Waxa uu intaa ku daray in Qaahira ay ka soo horjeedo in dadka reer Qaza loo raro Siinaay maadaama ay taasi meesha ka saarayso riyadii Falastiin ee dawladnimo.

Boqorka Urdun ayaa isna sheegay in ficilada Xamaas aan qiil iyo marmarsiyo looga dhigan kari in la laayo dad aan waxba Shalaysan.

"Duqeymaha aan kala joogsiga lah ayn ee Gaza waa mid naxariis darro ah oo aan laga fiir san heer kasta. Waa ciqaab wadareed loo geys to dadka la hareereeyey iyo kuwa aan waxba haysan, waa xadgudub bareer ah oo lagu sam eeyay sharciga caalamiga ah iyo kan bini’aada ntinimada, waa dambi dag aal iyadoo dunidu ay u muuqato mid iska eeganeysa” ayuu yiri boqol Cab dalla.

M/Weynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas ayaa shirka caalamiga ah ee Qaahira ka shee gay in Falastiiniyiinta aysan aqbali doonin in loo wareejiyo meel ka baxsan marinka Qaza, inkas too duqeymo aan kala joogsi lahayn ay kala kulmayaan ciidamada Israel.

"Weligay ma aqbali doono raritaan, waxaan ku sii sugnaan doonaa dhulk eena wax kasta oo caqabado ah,” ayuu yiri Cabbaas ka hor inta uusan ku baa qin gargaar joogto ah oo loo ogo laado inuu galo deegaanka go’do onsan.

"Waxaan sidoo kale ka soo horjee dnaa in Falastiiniyiinta laga eryo guryah ooda oo ku ya ala Daanta Gal beed iyo Qudus, Meel kasta oo kale oo lagu weeraro kaabayaasha rayidka oo si ula kac ah loogu gaajaynayo dham maan da dka cuntada, biyaha, koront ada iyo baahiyaha aasaasiga ah waanu camb aaraynaynaa” ayuu raaciyay.

Hogaamiyeyaal badan ayaa ku sugan shir madaxeedkan, laakiin Israa ’iil ayaa maamusha tallaabada milatari ee dhulka, mana ka qayb qaadanayso kulankan.Maraykanka oo ah dalka ke liya ee laga yaabo inuu xakameeyo Isr aa’iil ayaan kulanka qeyb ka aheyn, sid aas aw geed waxaa aad u yar waxa shir -madaxeedkani ka qaban karo joojinta duqeynta iyo xabbad-joojin la gaaro.

Gargaarkii ugu horreeyay oo Shalay gaaray marinka Gaza

Kolonyadii u horeeyey Gaadiidka ku xayir naa Macbarka Rafax oo loo fasa xay inay Sa hayda gaarsiiyaan Marinka Qasa.20 Gawaarida Xam uulka ayaa la fasaxay, kuwa asi oo wada Shixnad Garga ar oo u badan daawooyin.

Gaadiidkaasi wada Gargaarka Aad minim ada waxay dhowr isbuuc ku xani Sbnaayeen Macbarka Rafax, sab abo la xiriiray Khataraha Amniga iyo Dib-dayactirka Waddada u gudubta Marinka Qasa.

Dhinaca kale Israa’iil ayaa sheegtay inaysan oggalaan doonin inuu shidaal galo Qaza, sida uu wariyeyaasha u sheegay afhayeenka ciida mada Isra a’iil, Daniel Hagari.

Wuxuu intaa ku daray in kaliya la oggalaan doono in la geeyo Qaza cun no, biyo iyo gar gaar caafimaad, iyadoo tani ay ku soo aadayso xilli isbitaallada Qaza laga digayo inay shaqada joojiy an sababo la xiriira shidaalka oo ka dha mmaaday matoorada ay adeegsan ayeen.


 

FANAANKII "CALOOSHA HOOYADII KU GARAADSADAY" OO SHALAY LA AASAYO


Mulaxamiiste Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareed) wuxuu mid ka mid ahaa mulaxannada ugu cod samaynta fiicnaa laxamada, heeso badan oo uu sameeyeyna waa kuwa dhagaysigooda Soomaalidu ugu jece shahay.

Laakiin nolosha Gareed ayaa leh xiiso gooniya leh. Wuxuu ku dh ashay Gobolka Galgaduuud ee bartamaha Soomaaliya ah aan deegaan u dhow Dhuuso mareeb.

Xasan gareed wuxuu she egay inuu ku dhashay 11 bil ood, sidaasna loogu biixiyey naynaasta (Garaad) oo loo bixin jiray dadka sidiisoo kale ah, kuwaas oo ku dhasha mu ddo ka badan tirsi qaadka uurka ee hooyada.

"Anigu sagaal kuma dhalan,waxaan ku dhashay 11 bilood, marka nin caloosha ku garaadsaday ayaa garaad loo bixiyaa ee la iskama bixiyo” ayuu yiri allah u naxariistee Xasan Gareed.

"Aabahay wuxuu ii bixiyey magaca Xasan oo uu iigu wanqalay, laakiin hooyaday waxay ii bixisay garaad, markaas ka dib anigoo yar ayaan xa mar tagay dadku ma aqoon magaca garaad ee reer Xamarkii ayaa u bad alay Gareed" ayuu yiri.

Burburkii ka dhacay Dalka Xasan meelna uguma bixin Muqdisho, wux uuse tilmaamay in tabar u waayey inuu ka baxo.

"Waxaan tawakalay ilaahay, meshii aan ku noolaa gurigaygii oo ku yaala xaafad la yiraa hdo Xamar Bile oo Siinaay ku taala ayaan deg anahay aniga iyo caruurtaydu xitaa Afgooye maanan gaarin”

Markii dalku galay burburka, Xasan wax wal ba oo noloshiiisa ah waa is badaleen, wuxuuna galay nolol adag, Wara ysi uu siiyey BBCda ayuu ku sheegay inuu soo maray maalmo aaad u ad kaa. " Meel la yiraahdo Bakaaraha oo suuq ganacsi ah ayaan u foof-ta gi jiray kol aad garato qofaad taqaano, reer miyise baa yimid. Wixiise aan ka soo helo ayaan guriga keeni jiray, ha yaraadaan ama ha bata ane.”

Muddo ka dib wuxu sheegay in markii Muqdisho ay tagtay Dowladdii Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf hoga aminayey ilaa Dowladii Shiikh Shariif ay fanaaniintii joogtay markaa ay lac ago u qoreen, mar konton marna boqol dollar ay ka heli jireen.

Waayihii Fanka Xasan Gareed

Dabaqaayadii 1963 ayuu soo galay Fanka hase yeeshee wuxuu ahaa intii hore mid banaanka ku shaqeeya. Sanadkii 1967 ayuuse si rasmi ah ugu biiray fankii Soomaalida isagoo door muuqda ku lahaa kobaciisi.

Codadka macaan ee ku saaray heeso ba dan ayaa Xasan ka dhigay inay laxamadiisa soo jiitaan abwaano badan oo miraha samayn jiray.

Abwaan Ahmed Saleeban Bidde ay isku w aayo ahaayen xagga fanka ayaa sheegay in Allah u Raxmadee Xasan Gareed uu ahaa nin shaqsiyad Fiican Wali giisna uusan arag qof ayis haystaan.

Sanadkii 1964 ayuu sheegay inay isugu horeysay isaga iyo Xasan oo markaa xiiso u qabay inuu barto kabanka ama cuudka, gacanna uu ka siiyey dalabkisii.

Laxamadii uu sameeyey

XASAN GAREED

Xasan wuxu jiilkiisi fanka ahaa mid kulahaa magac iyo maamuus, doorkiisa fanka soomaliduna wuxuu a haa inuu cododka u sameeyo miraha ay hal ab uuraan abwaanada ka hor inta aan loo dhiibin fanaan ku luuqeeya.

Heeso ilaa hadda aan laga daalin dhagaysigooda ayuu leeyahay lax amad dooda kuwaas oo qaybtood ay noqd een kuwa loogu jeclaa.

Tii ugu horreysay ee uu Laxankeeda sameeyo waxay ahayd heestii la oran jiray Sida canabka beeraha oo miraheeda uu lahaa Abwaan Maxa med Maxamuud Dheeg ayna wadajir u wada qaadeen alaha u naxari istee Xaliimo Khaliif Magool iyo Maxamed Axmed Kuluc. Heesihii taa ka dambeeyey ee uu laxameeyo waxaa ka mid ahaa hees uu sameeyey alaha u naxariistee Abwaan Cabdi Iidaan Faarax, heestii la oran jiray Xu rmo daran oo uu qaaday Maxamed Axmed Kuluc. Kuwa kale ee caanka ahaa uu laxanka u sameeyey waxaa ka mid ahayd heestii Hooyooy la'aantaa ee uu qaaday Maxamed Saleen Tubeec oo sameeyey alaha u naxariistee Abwaan Maxamed Ibaahim Warsame (Hadraawi)

Ka sokow codod ama laxan samaynta, Xasan Sabriye wuxuu caan ku ahaa garaacida kacabka ama cuudka taas kor u qaaday doorkiisa fanka maadaama u kulansaday labado hibo oo ay adkayd in hal qof yeesho.

Rights Watch oo Maraykanka & xulafadiisa ku eedeysay labo wajiilenimo

Heyadda caalamiga ah ee u dooda xuquuda adaanaha Human Rights Watch ayaa ku eedaysay Maraykanka iyo xulafadiisa Yurub mun aafaqnimo iyo inay ku guuldaraysteen inay camb aareeyaan weerarrada Israel ee Gaza.

Ku xigeenka agaasimaha barnaa mijka HRW Tom Porteous ayaa she egay in kiiska Ukraine, Mareykanka iyo Yurub ay dhaleeceeyeen dambi yada dagaalka ee Ruushka. hase ahaatee reer Galbeedka ay inta badan ka aam usan yihiin dambiyada dagaal ee Israel ay ka geysatay Gaza.

"Aaway baaqyada cad oo aan mugdi ku jirin ee la xiriira Israa’iil inay ixtir aamto xeerarka caalamiga ah ee weera rkeeda Gaza, iska daa xis aabtanka, Aaway cambaareynta cad ee adkeynta naxariis darada ah ee xiritaanka 16-sano ee Gaza taasoo ka dhigan ciqaab wadareed iyo dambi dagaal,” ayuu sii raaciyay.

"Munaafiqnimada iyo labo wajiileynta dawladaha reer galbeedka waa mid cad oo muuqda, hadda ka dibna kama hadli karaan xuquuq aadane iyo wax la mid ah oo ay soo hadal qaadaan kaliya marka ay danahooda ka dhex arkaan.

"Ukraine, Maraykanka iyo dawladaha Yurub waxay si sax ah u taagee reen mabaadi’da ilaalinta nolosha waxayna dhaleeceeyeen xadguduby ada cad ee ciidamada Ruushka oo ay ku jiraan weeraro aan kala sooc la hayn, dilal sharci darro ah, goyn koronto iyo biyo, iyo jirdil. Yurub iyo Mar aykanku waxay sidoo kale si sax ah u taageereen dada allada caalamiga ah ee lagu gaarayo caddaaladda dhibanayaasha, 18 bilood ka dib duulla ankii Ruushka 7dii Okto obar Maraykanka iyo dalalka Yurub waxay si de gdeg ah oo sax ah u cam baareeyeen weerarrada arxan darada ah ee Xamaas hormuudka ka tahay ee ka dhanka ahaa Israa’iil ee ay kooxaha hubaysan ee Falastiiniyiinta ku dileen in ka badan 1,400, Sidoo kale wax ay si deg deg ah oo sax ah ugu baaqeen in lala xisaabtamo dadkii ka da mbeeyay falkaasi, lana sii daayo dadka la haysta yaasha ah. Laakiin Mar eykanka iyo Yur ub indhaha ayey ka qarsadeen falc elinta arxanka dar an, xasuuqa aan kala sooca laheyn iyo godoominta Israel ee Gaza oo u dhiganta ciqaab wadareed iyo dembi dagaal” ayaa lagu yiri war saxaafad eed ka soo baxay heyadda.

Sidoo kale War saxaafadeedka ayaa lagu yiri”-

Muddo sannad iyo bar ah, dawlad aha reer galbeedka, dadaalkooda ah in ay u helaan taageerada caalamiga ah ee Ukraine iyo inay go’doom iyaan Ruu shka, waxay si sax ah u hoosta uga xariiqeen muhiimadda ay leedahay ilaalinta xeerarka lagu maamulayo iska horimaadyada hubay san ee xaaladda Ukraine. Laakiin hadda dunida inteeda kale waxay arka ysaa falcelin aamusan oo ku aaddan waxyeellada ba’an ee ay u geysa tay dadka rayidka ah go’doom inta iyo weerarka Israa’iil ee Gaza.

Munaafaqnimada iyo laba wajiilen imada dawladaha reer galbeedka waa mid cad oo muuqata. Waxay halis ugu jiraan inay wiiqaan sannado badan oo shaqo adag ah oo ay qabanayeen koox aha bini’aadantini mada iyo xuquuqul insaanka, oo ay weheliyaan dawladaha qaarkood, si ay u xoojiyaan una habe eyaan caadooyinka loogu talagalay in lagu ila

a liyo dadka rayidka ah ee lagu qabto iska horimaadyada adduunka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip