HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO SABTI 21-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Saturday October 21, 2023 - 08:12:05 in Wararka by
  • Visits: 285
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO SABTI 21-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne JFS Xasan Sheekh oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb

MadaxweynahAa Jamhuuriyadda FS Md.Xas an Sheekh Maxamuud ayaa Shalay dib ugu laab tay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowla d-goboleedka Galmudug, halkaas oo uu ka sii am baqaadayo dhammeystirka wa jiga 1aad ee howlgalka xoreynta dalka.

Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay mag aalooyinka Baydhabo iyo Xudur oo la xiriira abaabulka wajiga 2a ad ee howgalka dhawaan lagu xoreynayo deega annada ay argagixisadu kaga dhuumaaleysanay so Koonfur-galbeed iyo Jubbaland.

Maxay ka wada hadleen Guddoo miye Aadan Madoobe & Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaan ka JFS Md. Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay duubabka dhaqanka ee Gobol ka Bakool.

Guddoomiye Sh.Aad an Mado obe ayaa duub abka dhaqanka ee Gob olka Bakool ka dhageys tay warbixin ku saabsan xaalada deegaanka oo ay ugu horreeyaan amniga, waxbarashada, iyo ad eegyada kale ee bulshada.

Odayaashadhaqan ayaa u shee gay guddo omiyaha in ay kaalin muhiim ah ka qaadan doon aan abaabulka dag aalka degaannada Koonfur Galbeed looga saarayo Ururka Al-Shabaab.

Guddoomiyaha Golaha Sh/BJFS ayaa duubab ka dhaqanka Gobo lka Bakool ku ammaanay adk eysiga iyo xoojinta dadaalada ay ku doonayaan inay in Al-Shabaab isaga xorreeyaan si deegan adaan ay dib ugu soo laab taan dhammaan ade egyada kala du wan ee dowladda.

Imaamka Mudulood oo farriin adag u diray Xas an Sheekh "Xasanow tolka ku soo laabo”

Imaamka Beelaha Mudulood Imaam Maxamed Yuusuf oo si adag uga hadlay dagaal beeleedka ka socda qeybo ka mid ah gobolka Sh/Dhexe ay aa farriin culus u diray Madaxweyne Xasan Sh.

Ugu horeyn Imaamka ayaa xar aam ku tilmaamay dagaal beele edka ka socda gudaha Abgaal, "In Shalay ay is dileyso laftii uu Madaxweynihii hore Sheekh Sha riif ka dhashay ee Harti-Abgaal xaaraam waaye, weliba isagoo deegaankii jooga,” ayuu yiri Imaam Maxamed.

Wuxuu sheegay in wax kasta ay sameeyeen haddii ay yihiin dhaqanka guud ee Mudullood, bal se ay ku guul-dareysteen inay xaliyaan colaada ka dhex taagan beesha Harti-Abgaal oo aad isku leyneysa maalmahaan.

Imaam Maxamed Yuusuf ayaa u qeylo dhaa miyey Madaxweyne Xasan Sheekh, isagoo kula taliyey in tolkiis uu kala dhiciyo oo colaadooda uu xal u raadiyo, maadaama dhaqankii beesha uu xa li waayey colaadooda.

"Madaxweyne Xasanow soo jeeso, nin tolkiisa ka tagay oo soo tanaada la waaye, culimada, xil dhibaanada iyo dhaqanka beesha lama tashatid, cidda odageeda ayaan ahaye Maanta waxaan kug ula talinayaa tolkaa u soo noqo, kaligiis duul ha noqone,” ayuu yiri Imaam Maxamed oo farriin u diray Madaxweynaha. Imaamka ayaa hadalkaan ka sheegay kulan sanadle ah oo duco ah oo beesha Moobileen ay Shalay ku qabatay M/Muqdisho. "Abgaal Maanta dadkii oo dhan ayaa la yaaban iyaga ayaa is dil ayna, dalkiina waxaa ka socda dagaal ka dhan ah Al-Shabaab,” ayuu yiri. Imaam Maxamed Yuusuf wuxuu intaas ku sii daray in qof kasta uu leey ahay ‘Abgaal ayaa dalka ka taliya, hadana isagii ayaa is dilaya’ wuxuu sheegay in taas aan loo dul qaada karin, dhinacyada dagaalamaya ayuu ugu baaqay inay joogiyaan dhiiga daadanaya.

Sidoo kale Imaamka ayaa Sheekh Shariif uga mahad celiyey dadaalka uu sameeyey, isagoo ka codsaday inuu sii joogo deegaanka ilaa inta xal looga helayo colaada beeshiisa u dhaxeysa.

"Waxaan soo jeedinaya in Sheekh Cali Dheere iyo culimo kale oo diinta islaamka dadkaas ku ka la xugmisa deegaanka la geeyo, cidii shareecada islaamka diidana dowladdu gacan adag ku qaba to, haddii kale dagaalkaan waa sii soconayaa,” ayuu yiri Imaam Maxamed Yuusuf.

Danjire Baalle oo QM ka dalbaday in cunaqabateyta hubka laga qaado Soomaaliya, lana taage ero horumarka SSC Khaatumo

Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle oo warbixin ka jeediyay kulanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoob ay ay aa ka hadlay arrimo ay ka mid ahayeen cun aqabateynta hubka ee saaran Soo maaliya iyo xaalada SSC Khaatumo.

Danjire Abuukar Baalle ayaa ugu horeyn Gola ha Amaanka ee Qaramada Midoobay ugu baaqay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran mudada dheer, isago ona tusa ale u soo qaatay in dalka uu sameeyay isbadalo iyo horu mar la taaban karo.

Wuxuu sidoo kale Safiirka Soo maa liya ee Qaramada Midoobay uu kulan kaas ka sheegay in xaalad deganaasho ay ka jirto magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isagoo xusay in taasi ay ku timid dadaalada dheeraadka ah oo ay sameeyeen maamulka SSC Khaa tumo.

Abuukar Baalle ayaa sidoo kale soo dhawee yay aqoonsiga DFS ee dhis maha maamulka ku meel gaarka ah ee SSC Khaatumo, isagoona ku booriyay UNSOM iyo saaxiibada caalamka inay taageeraan horumarkan si loo waafa jiyo siyaasa dda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Gabagabadii Safiirka Soomaaliya ee Q/M. Abuu kar Cism aan Baalle ayaa rajo wanaagsan ka mu ujiyay in dadaal wadajir ah ay Somaliya uga gudu beyso khatarta Al-Shabaab, islamarkaana ay dha waan gali doonto nabad iyo barwaaqo waar ta.

Madaxdii hore oo digniin culus soo saaray kadib markii Xasan Sheekh uu…

Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ay ku jiraan Mad axweynayaal iyo R/wasaarayaal hore ayaa bay aan ay soo saareen waxay si adag uga horyim aa deen hadal dhawaan uu sheegay madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Jimcihii hore khudbad uu ka jeediyay Masaajidka Madaxtooya da ugu adkey stay heshiiska golaha wadatashiga qaran, kaasi oo dhigayay in laba xisbi oo kaliya dalka laga dhiso, lana bedelo nidaamka baarlam aaniga ah ee hadda Soomaaliya ka shaqeeya.

Madaxweynaha ayaa markaas ka digay in la di ido wax aan loo heyn sa bab ama xal kale, wux uuna yiri "Wax waa diidi kartaa, laakiin soo barbar dhig mowqifkaaga iyo waxa aad dooneyso, ha ddalaba xisbi in la qaato ayaan go’aansanay ha daa diidan tahay qorshahaas noo sheeg sida aad rabto oo nagu qanci xalka ku jira.”

Mucaaradka oo daba socda hadalka Madaxwe ynaha ayaa bayaanka ay soo saareen waxay nasi ib darro ku tilmaameen in madaxweynaha uu isku dayo sidii uu go’aan kalligiis ah uga gaari lahaa masiirka dalka. "Waxaa nasiib darro ah in Madax weyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tallaabs ado siyaasad kala qaybi naysa dadka Soomaali yeed xilli loo baahan yahay in dalka lagu mideeyo la-dagaallanka argagixisada,” ayaa lagu yiri baya ankan.

Madaxdii hore iyo siyaasiyiinta muca aradka ay aa waxay shacabka ku war geliyeen in aan mar naba la aqbali doo nin in dalka lagu hoggaamiyo tallo ana loo dhameyn una horseedaysa dalka iyo dadka Soomaaliyeed qalalaase iyo kala qoqo bnaan."Haylka dowladnimada ee hadda inoo dhisan waa heshiis ay galeen dadka Soomaaliyeed wax ka beddelk iisana ay muhiim tahay in laga qeyb ga lo dhammaan bulshada Soomaaliyeed loona maro dariiq Dastuuri ah,” ayaa sidoo kale lagu yiri bayaanka.

Sidoo kale waxay ka digeen in kha tar la gelin nidaamka awood qeybsiga beelaha Soomaaliy eed lagana foojigna ado waxkasta oo shaki gelin kara awo od qeybsiga, dalkana u horseedi kara dib u dhac.

"Madaxweynaha ma lahan awood dastuuri ah oo uu go’aan uga gaari karo inta xisbi ee uu dalku yeelanayo ama nooca dowladeed ee dalku qaad anayo ee waa in lagu saleeyaa tallo loo dhan yahay oo la isla ogol yahay, waa faqsana shuruucda dalka u degsan.”

Madaxweynaha ayay ugu baaqeen in uu joojiyo fara-gelinta joogtada ah ee uu ku hayo hay’adaha sharci dejinta dalka una madax baneeyo howsha loo igmaday, iyaga oo ku booriyayna Baarl amaanka in ay gutaan masuuliy adii loo igmaday, islamarkaana ay dhowraan Dast uurka iyo shuruucada dalka.

Bayaanka Mucaaradka ayaa ugu dambeyntiina waxaa beesha caalamka loogu baaqay in ay isha ku hayso xaal adda murugsan ee uu dalku ku sug an yahay.

Waxaa si wadajir ah u soo saaray bayaankan; Shariif Sheekh Axmed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Prof Max amed Shiikh Cusmaan Jawaari, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake, Cabdiweli Sh. Xasan Cali Kheyre, Ridwaan Xirsi Maxamed, Dr.Cabdinuur Sheekh, Hon. Cabdulqaadir Cosob le iyo Dr Cabdinaasir Cabdulle.


Wasiirka A/Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowla dda Federa alka Soomaaliya Abshir Cu mar Jaamac ayaa Ma gaalada Jiddah ee Dalka Sa cuudi Carabiya kula kul may Xoghayaha Ururka Iskaa shiga Islaamka Dr Xuseen Ibraahim Taah.

Wasiirka iyo Xoghayaha ur urka OIC,waxa ay kulankaasi kaga hadleen door ka ururkaasi uu ku leeyahay wa damada islaamka iyo kaalinta uu ka qaadan karo horumarinta bar naam ijyada samofal iyo kuwa horumarine ed,gaar ahaan Dalka Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa kulankaasi ka hadlay Ku xig eenka ergayga joogtada Soomaaliya eeururka asi C/raxiin Cis maan Cilmi,isagoo ka warbixiyay dad aalka dowladda iyo howlgallada looga horje edo dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Dhinaca kale, W/Arrimaha Dibadda DFSMd. Abshir Cumar Jaamac ayaa boo qasho ku ta gay xarunta Qunsul iyadda Soomaaliya ee M/ Jid dah.

W/ Warfaafinta XFS oo sheegay in dowl dda ay ka go’an tahay ilaalinta xorr iyadda Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska XFS Md.Daa’uud Aweys Jaamac ayaa ka qeybgal ay kulan muhiim ah oo ka dhacay Muqdisho,isla markaana looga hadlaayey badqabka saxafiga iyo sida xorta ah ee ay uga howlgali karaan gudaha dalka Soo maa liya. wasiirka oo ka hadlay kulank aasi ayaa sheegay in DFS ay ka go’ an tahay in la ilaaliyo badqabka saxafiga iyo in si wanagsan saxaaf addu ay uga howlgasho guda ha dalka.

Wasiir Daa’uud Aweys waxa uu xusay in dowl adda ay diyaar u tahay sidii wax looga qaban la haa caqadaha jira,isagoo intaa raaciyay inay laga mamaarmaan tahay in saxaafadda ay u shaqeyso si xor ah iyado ilalineysa anshaxa saxaafadda.

Md.Daauud waxa uu qiray in saxaafaddu ay ta hay qeyb muhiim ah,sidaa daraadeedna loo baah an yahay inay la yimaadaan gudashada waajiba adka ka saran tabinta adee gyada warbaahinta ee ay u hayaan bulshada.

Wasiirka ayaa Kula dardaarmay saxaafiyiinta in ay kobciyaan aqoontooda iyo xirfadaha ay u lee yihiin saxaafadda,wuxuuna ballan qaaday in Saxa afadda xorta ah ay si wanaagsan uga howlgali doonto gud aha dalka

Kulankaasi waxaa mudadii uu socd ay sidoo ka le looga hadlay ilaalinta xoriyatul-qowlka iyo in la hubiyo badq abka suxuufiyiinta

Banaanbax lagu taageersan yahay Xamaas oo Shalay ka dhacay Muqdisho

M/Muqdisho waxaa Shalay ka dhacay isu soo bax ay soo abaabuleen bulshada Soomaaliyeed kaasoo lagu taageeraayay walaala reer Falastiin.

Isu soo baxaan wax aa ka qeybgaay qey baha Bulshada oo ay horkacayeen qaar ka mid ahCulumaa’ud iinka Soomqaliyeed waxayna muujiyeen sida ay u garab taagan yihiin walaala heen reer Falastiin isla markaana looga soo horjeedo xasuqa ay wa do Israa’iil. Sh.Cabdi-X ayi & Sh.Soomow ayaa ka hadleen dibada baxa iyagoo xusay sida looga baahan yahay in dadka Islaamka ah ay is cawiyaan garabna isa siiyaan madaama ay hal dhinac yihiin. "aaway kuwii la haa xuquuq caruur baan ilaalinaa ,aaway kuwii la haa xuqu uqda haweenka xagey aaden,waxaan leenahay Qaramada Midoobe hadaadn aan wax ka qaban karin tacadiga lagu hayo Caruurta iyo haweenka Falastiin isaga taga meesha”ayuu yiri Sheekh Soomoow.

”Golaha ammaanka QM waxaan leenahay xaqu uqul insaankii aad sheegi jirteen waxaa uu ku soo dhammaaday in haweenka & caruurta lagu laayo Isbitaalada falastiin”ayuuyiri Sh Soo moow

Sidoo kale Sheekh Cabdi-Xayi ayaa isna hadalo uu jeediyay wuxuu ku sheegay in dunida cid kasta baraha bulsh ada uga hadleyso hadba dhankuu taa geersan yahay anagana waxaan cad eyney naa inaan walaalaheen reer Fala stiin taageersa nahay. "kuwa Yuhuuda la jira waxay fikirko oda ku sheegaan in Xamaas dulmi neyso yuhuuda iy agoo og cida wax dile ysa ,wax baabi’ineysa.

”madaama muslim aan nahay waxaan leenahay Yuhuudaa shacabka Falastiin xasuuqday ,godo omisay ,gur yihii ka urburisay”ayuu yiri Sheekh Cabdi-Xayi

Mar uu Shiikhu u duceynaayay reer Falastiin ay uu sheegay in hubka ay gaaladu isticmaalayaan ay Ducadu ka qatarsan tahay madaama ducada ay Alle ku socoto.

Wuxuuna ka codsaday dadweynaha inay aami inta ku kaalmeeyaan si uu ugu duceeyo reer Fala stiin ducadii uu Sayidinaa Cumar ku furey Masjid ka Alaqsa.

Madaxweyne hore Farmaajo oo Dig niin u diray Baarlamaanka Somalia

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/hi Farmaajo ayaa sheegay inuu si dhow ula soc do dhaqdhaqaaqyada ku aaddan wax ka beddel ka lagu sameeynayo qaabka hanaanka dowladni mada dalka ay ku shaqeeyaan

. Qoraal uu soo saaray Farmaajo ayaa waxaa uu ku sheegay xasilooni darro iyo hubanti la’aan ay dalka u keeni karto in laga guuro hannaanka Baar lamaaniga ah ee ka jira dalka, lana laalo xafiiska R/Wasaaraha, ayna taasi tahay masuuliyad ka ba xsan awoodaha Hay’adaha Dawladda,

"Waxaan si dhow ula soconnaa dhaq dhaqaaqy ada ku aaddan wax ka bed delka qaabka dowladnimada, hanaanka baarlamaaniga ah, habka doorashooyinka qof iyo codka ah iyo hannaanka xisbiyada badan. Wax ka bedelka qodobadaas oo aan loo marin wadada sa xda ah waxay keeni karaan in dalku uu dib ugu no qdo xasilooni darro iyo hubanti la’aan”

Madaxweyne hore Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay iney qasab tahay in la maqlo codka D/G oboleedka Puntland, go’aan kasta oo la gaarana uusan sax noqon karin, haddii ay mada sha wad atashiga Qaran aysan qeyb ka aheyn Puntland.

Baarlamaanka Federalka Soomaa liya ayuu ti lmaamay in waajib qaran iyo mid taariikhi ah ka saaran yahay in ay ka digtoonaadaan ansixinta qodobbada taabanaya jiritaanka dowladnimada ee aan loo marin hannaanka saxda ah

Gabagabadii Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin in hogaan kooda ay ku soo doortaan codkooda, si xor iyo xalaal ah oo daahfuran, islamarkaana waafaqsan xeerarka iyo shuruucda dalka u yaala.

Saadaq Joon oo u jawaabay Farm aajo "Dadk aaga dhinac ka raac ha sddii kale…”

Xildhibaan Jen.Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa si adag uga jawaabay qoraal kii uu Shalay soo saaray madax wey nihii hore ee Maxa med Cabdu llaahi Farm aajo. Farmaajo ayaa qoraalkiisa ku muuj inay ay sida uu u diidan yahay dhaq an-gelinta heshiiskii golaha wadatashiga qaran, oo uu meel-marintiisa ku dha gan yahay madax weyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynihii hore ayaa sheegay in wax ka bedelka qaabka dowladnimada, hanaanka baarl amaaniga ah, habka doorashooyinka qof iyo cod ka ah iyo hannaanka xisbiyada badan, oo aan loo marin wadada saxda ah ay keeni karaan in dalku uu dib ugu noqdo xasilooni darro iyo hubanti la’ aan.Xildhibaan Saadaq Joon oo daba socda qoraa lka Farmaajo, ayaa waxa uu sheegay in dal ka ka dhaceyn hubanti la’aan ka dambeysa asa ga, oo mar isku dayay muddo kororsi qalaalase horleh galiyay dalka.

"Farmaajoow xasillooni darro iyo hubanti la’aan adiga kaa danbayso dalkaan kama dhacayso In sha Allah,” ayuu yiri Xildhibaan Saadaq Joon.

Waxa uu intaas kusii daray "Wax aan ku dhihi lahaa (Farmaajo) dad kaaga dhinac ka raac had dii kale damacaagii cadaymihiisa waan hayaa ku mana nabad-galaysid la soco.”

Farmaajo ayaa ku biiray madaxdii hore iyo siy aasiyiinta mucaaradka ee ka horyimid meel-mar inta heshiiskii gol aha wadatashiga qaranka, kaasi oo ma daxweyne Xasan Sheekh uu la dha csan yahay, uuna gadaal ka riixayo dha qan-galkiisa.

Madaxweyne Xasan ayaa Jimcihii ho re khud bad uu ka jeediyay Masaajidka Madaxtooya da u gu adkeystay heshii skaas, kaasi oo dhigayay in laba xisbi oo kaliya dalka laga dhiso, lana bedelo nidaamka baarlamaaniga ah ee hadda Soomaa liya ka shaqeeya.

Madaxweynaha ayaa markaas ka digay in la di ido wax aan loo heyn sabab ama xal kale, isaga oo yiri "Wax waa diidi kartaa, laakiin soo barbar dhig mowqifkaaga iyo waxa aad dooneyso, had dalaba xisbi in la qaato ayaan go’a ansanay ha daa diidan tahay qorshaha as noo sheeg sida aad rabto oo nagu qanci xalka ku jira.”

Md. Cali Guudlaawe oo xargga ka jaray laanta cusub ee Bangiga dhexe ee M/ Jowhar

Madaxweynaha Maamulka Hirsha beelle Md.Cali Guudlaawe Xuseen aya a xariga ka jaray Laanta cusub ee Ba ngiga Dhexe ee Soomaaliya uu ku yee lan doona M/Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabee lle.

Gudoomiye ku-xigeenka Ban giga Dhexe ee Soomaaliya Dr Cali Yaasiin Cali, Wasiiro iyo Ma suliyiin kale ayaa goobjoog ka ahaa Munaasaba dan. Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay muna asab ada ka dhacday Laanta Ban kiga Dhexe ayaa she egay in bulshada Hirshabeelle ay soo dhoweeyn ayaan ayna ku faraxsan yihiin in adeega ban kiga dhexe ee Soomaaliya uu soo ga aro Gobolada Dalka, ka Hirshabeelle ahaana uu faaiido wayn ugu fadhiyo.

Bangiga dhexe ayaa laamo cusub la hirgaliyey qaar ka mid ah Maamul Gob aleedyada dalka, iy ada oo horay xar riga looga jaray xarumo cusub

oo laga hirgaliyey Galmudug iyo K/Gal beed


Gaari Xamuul ah oo kooxda Al-sha baab u siday sahay badan oo gacan ta lagu dhigay

Wararka ka imaanaya gobolka Galg aduud ayaa sheegaya in howlgal qor sheysan ay Shalay ka sameeyeen cii danka amaanka deegaanka Dawacool eey oo ah deeg aan u dhaxeeya Xi indhe ere iyo Gadoon ee gobolka Galgaduud iney ku qabteen gaari xamuul ah oo kooxda Al-shabaab u socday.gaariga ciidanka ay gacanta ku dhi geen ayaa la sheegay inuu siday sahay ciidan oo aad u badan, Shidaal iyo Raashin.

Intaa kadib waxaa lasoo wariyay in xubno ka tir san kooxda Al-shabaab oo ka war helay in gacan ta lagu dhigay gaarigii sahayda u siday iney weer ar kusoo qaadeen ciidanka amaanka.

Weerarkaas ayaa la sheegay inuu ahaa mid waqti kooban socday, islamar kaana lagu dilay 3 ka mid ah xubnahii shabaabka ee weerarka soo qaaday. Warbaahinta qaranka ayaa goo rdhaw ba ahisay sawirada gaariga siday sahayda loo wad ay kooxda Al-shabaab ee haatan xaalad go'doon ah ku wajah eysa qeybo ka mid ah deegaanada G/lada Galgaduud & Mudug ee Galmudug.

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada NISA

Taliska Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka DFS ee K/Galbeed Soomaaliya ayaa M/Baydh abo kusoo bandhigey 14 xubn ood oo ka mid ah aa Ururka Al-Shab aab.

14-ka Xubnood ayaa la sheegay in ay dha waan ka soo baxeen Ururka Al-Sha baab iskuna soo dhiibeen Ciidam ada, iyaga oo u qaabilsanaa waxa lo ogu yeero jabhadda, kuwaas oo ah kuwa weerarada fuliya. Qaar kamid ah Xubnaha isa soo dhiibay oo Warbaahinta la hadlay ayaa she egayin ay ta hay sababta ku kaliftey in ay Al-Sha baab ay ka soo baxaan dhibaatada ay ku hayaan shacabka.

Sidoo kale waxay sheegeen in ay u soo dulqa adan waayeen howlgallada ballaaran ay dowlada ka wado guud ahaan Dalka., kaas oo degaano iyo degmooyin badan looga qabsaday Al-Shabaab.

Ugu dambeyn Xubnahan katirsanaa Al-Shab aab ayaa ugu baaqay saaxib adooda kale ee ku jira Al-Shabaab in ey isku soo dhiibaan dowladda Soom aaliya si ay dadkooda uga mid noq daan.

Isku soo dhiibista xubnahan ayaa ku soo aada ysa, iyada oo degaanada Koo nfur Galbeed uu ka bilaabanayo wajiga labaad ee dagaalka Dalka lag aga xura ynaayo Al Shabaab.

Ciidamo la kala dhex-dhigay malee shiyo Beel eed ku dagaalamay Shabeellaha Dhexe

maamulka Hir-Shabeelle ayaa ciidamo aad u farabadan geeyay degaa no ay ka dhaceen dag aal be leedyo,kuwaas oo hoo staga D/Cadalle ee G/Sh/ Dhexe. Degaannada la geeyay ciidamada oo mud ooyink aan ay ka jireem dhibaatooyin ka dhashay dagaa lka dhex maray beelo halkaasi da ga iyadoo sidoo kale goobaha asi laga bilaabay howlo dib u heshi siin ah oo ay wadaan qaar ka mid ahmasuuliyiinta maamulka Hir-Shabeelle. Taliyaha Booliiska Hirsh abelle Xasan Dhicisoow oo howlaha dib u heshisiinta ah horkacaya ayaa Odayaal dhaqan iyo Ciidamo suga ammaanka is ugu gee yay degaannada kala ah Ceel muluq, Ca ddoow uul, Boos Hareeri iyo Deegaana kale oo Beelaha walaalaha ah Colaada ka dhaxjirta ay sa ameysay. Degaano badan oo katirsan G/Sh/ dhe xe waxaa ka jira dagaal beeleedyo faraha ka ba xay idoo maalmihii ugu dambeyya ay halkaasi ka dhaceen dilal loo gaystay dhowr qof kuwaasi oo la xariira aanooyin qabiil, sidoo kalena Guryo la gubay.

Dagaalladaan ka dhacay degaan nada hoost aga degmada Cadalle ee G/Sh/Dhexe ayaa ku soo aaday xilli degaanka burka-dir imeed loo fa dhiyay dib u heshiisiinta labadaan beelood oo hor ay uu dagaal u dhexmaray.

Shirkii CAYR ee Dhuusamareeb oo laga soo saaray bayaan muhiim u ah dagaalka

Shirweynaha beesha Ceyr oo maa lmihii u da mbeeyay ka socda M/dhuusamareeb ayaa laga soo saaray bayaan lagu taageerayo daga alka do wladda ee Al-Shabaab ka dhanka ah.

Shirkaan oo ay iskugu yimaadeen Ugaaska, Na badoonnada, Aqoon-yaha nka, Saraakiisha, Siyaasiyiin ta iyo Wax garadka kale ee beesha, ayaa waxaa si qoto dheer loogu lafa-guray dag aalka socda, iyo sidii dowladda dhexe iyo ma am ulka loogu garab istaagi lahaa dag aalka Al-Shab aab. Bayaanka kasoo baxay shirweynaha Cey re ayaa lagu shaaciyay in beesha ay si buuxda oo mug leh u kordhinayo la-dagaalanka kooxda Al-Shabaab, ayna diyaar u tahay u hurista naf iyo maal.

"Beesha waxay caddeynaysaa in ay u midowday la-dagaalanka kooxda Khawaarijta ee ku sugan Soomaaliya. Sidoo kale waxay beesha dagaal ugu jirta furimo badan sida: Xarardheere, Burjeed, Waradhuumale iyo deegaano kale.”

Waxa kale oo lagu yiri bayaanka "Beeshu waxay naf iyo maal u hurtay una hureysa la-dagaalanka kooxda nabad-diidka ah.”

Sidoo kale waxaa lagu sheegay in beesha isku raacday in ay isku raacday in beelaha deriska la ah ay si nabad ah ku wada noolaadan, iskana kaa shadan dagaalka Al-Shabaab. "Beesha waxay ka digaysaa in aan la siyaasadeyn la-dagaalanka kooxda Khawaarijta. Beeshu waxay ugu baaqey sa beelaha Soomaaliyeed meel kasta oo ay joog aan inay u midoobaan cirib-tirka kooxda Khawaar ijta,” ayaa lagu yiri bayaanka laga soo saaray shir weynaha beesha Ceyr.

Ugu dambeyntiina waxay madax weynaha Jamh uuriyadda uga mahad-celisay sida uu u doortay xarunta gob olka Mudug ee Dhuusamareeb, halk aasi oo billo dhowr ah uu ku sugnaa, iyo sidoo kale madaxweynaha maam ulka Galmudug.

Al-Shabaab oo war kasoo saartay qorshaha Abiy Axmed uu BAD ugu raadinayo dalkiisa

Kooxda Al-Shabaab ayaa jawaab ka bixisay ha dalkii dhowaan kasoo yeeray ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ee ahaa inay qasab tahay in dalkiisa uu helo deked.

Abiy ayaa toddobaadkii tegay ka digay in dek ed la’aanta dalkiisa ay mu staqbalka noqon karto il colaadeed, wu xuuna ku baaqay dadaallo wax looga qabanayo arrintaas si loo ilaaliyo xas illo onida gobolka. Itoobiya ayaa albaabkii badda uu ka soo xirmay 1993-kii markii Eritrea ay heshay madax-banaani, kadib 30 sano oo dagaal ah. Al-Shabaab ayaa wa r-saxaafadeed ay soo saartay waxay hadalka Abiy ku tilmaamtay "dib usoo nooleynaya cadaa wada taariikhiga ah iyo mida diineed ee kala dhex eysa Muslimiinta Bariga Afrika.”

Al-Shabaab ayaa sidoo kale sheeg tay in Abiy uu mar kale si aan gabb asho lahayn u muujiyey damaciisa isbal laarinta ah ee ku aadan inuu ku soo luga fidsado dhul hor leh oo Sooma aliyeed.

"Iyadoo laga jawaabayo hadalka kasoo yeeray Abiy Axmad ee aan kor ku soo xusnay, Al-Sha baab waxay guud ahaan Muslimiinta ku nool bar iga Afrika, gaar ahaan dadka Soomaaliy eed ugu baaqeysaa inay maal iyo muruq wixii ay leeyihiin isugu geeyaan la dagaalanka nasaarada Itoobiya, kana hortagaan damacyada isballaarin ta ah ee ka guuxaya maanka xaba shida,” ayaa lagu yiri war-saxaafad eedka Al-Shab aab.

"Al-Shabaab, waxay si cad oo aan gabbasho la hayn u diideysaa qorshe waliba oo la doonayo in Itoobiya loogu sharciy eeyo taako ka mid ah xeebaha dhulka So omaaliya.” Dowladda oomaaliya ayaa sidoo kale diiday codsi uga yimid itoobiya oo ku saabsan inay la gasho wada-xaajood ku saa bsan sidii ay uga heli laheyd deked ku taalla Bad da Cas. Inkasta oo Soomaaliya ay "si aad uga go’ an tah ay” horumarinta nabadda, amniga, ganacs iga iyo is-dhex-galka, haddana ma xiiseynayso bi xinta helitaanka hanti istaraatiiji ah sida deked, wa xaa si daas warbaahinta Bloo mberg u sheegay wasi iru-dawlaha Arrimaha Dibadda Cali Cumar (Cali Balcad).

"Madax-banaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya – berriga, badda iyo hawada – sida uu dhigayo dastuurkeena, waa muqaddas mana furan in laga doodo,” ayuu yiri.

Khudbad uu ka jeediyay taleefi shinka October 13, ayaa Abiy uu ku sheegay in Itoobiya ay "xuqu uq dabiici ah” u leedahay inay si toos ah marin u gu hesho Badda Cas, haddii la diid ana "aysan dhex-dhxaadnimo iyo cad daalad jiri doonin, had dii caddaalad ay san jirinna uu waqti un naga xigo inaan dagaalanno.”

Waxa uu soo jeediyay in dawladdiisu ay saami ka bixin biyo xireenkeeda Grand Renaissance ee Itoobiya, si ay saamiyo la mid ah uga hesho dek ed aha dalalka deriska ah.

W/Warfaafinta, Dh.& Dalxiiska XFS oo ka Tacsiyadeeyey geerida ku timid Mullaxan Xasan Gareed

wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Md.Daa'uud Aweis Jaamac ayaa tacsi tiira anyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan umma dda Soom aaliyeed ee uu ka geeriyoo day Ma rxuum Mullaxan Xasan Sabriye Af rax (Xasan Gareed) oo ka mid ah aa laxamiisteyaasha loogu jecel yahay hobollada Waaberi kaas oo ku geeriyo oday M/ Muqdisho.

Wasiirka ayaa Marxuumka Alle uga baryey in uu naxariistiisa janno ku irsaaqo ummadda Soom aaliyeed ee uu ka geeriyoodayna Samir&imaan ka siiyo.

Alle ha u naxariiste Murxuum Mullaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareyt) ayaa sannadkii 1941-kii ku dhash ay D/ Dhuusamareeb ee hadda ah xarunta D/G/Galmudug. Marxuumka ayaa door weyn kul ahaa geeddi-socodkii fanka Soomaalida laga soo bilaabo sannadkii 1957-kii oo ahayd mar kii u horreysay ee uu yimi M/Muqdisho, waxa uu la xameeyey Heesta"Hooyooy la'aantaa" ee uu sa

meeyey Abwaan Hadraawii

srael oo duqeyn ku dishay hogaamiye sare oo ka tirsan Xamaas

Xafiiska warfaafinta ee xukuumadda Gaza aya a sheegay in taliyihii ciida mada ammaanka qa ranka ee Xamaas Maj. Gen. Jihad Muheisen, lagu dilay weerar ay Israa’iil ku qaadday gurigiisa oo ku yaalla magaalada Gaza isaga iyo qaar ka mid ah qaraabadiisa.

Ilaa hadda si rasmi ah looma oga tirad

a dadka eheladiisa ah ee lagu dilay xaaf ada Sheikh Radwan ee waqoo yiga M/Gaza.Ciidanka Amniga Qaranka waa urur ka dhisan Gaza oo ay la wareegeen Xa maas ka dib markii ay qabsadeen 2007dii.

Dhinaca kale, saraakiisha Xamaas ayaa u shee gay Wwararka ee Associated Press in Jamila al-Shanti oo ka tirsan G/ Sharci dejinta ee Xamaas lagu dilay duqayn cirka ah oo ay fuliyeen Israa’iil Khamiistii. Waxaa loo yaqaanay haweeneydii ugu horreysay ee loo doorto xafiis siya asadeed oo ka tirsan kooxda Xamaas

Waxay u dhaxday Abdiaziz Al-Rantisi oo ka mid ahaa aasaasayaashii dhaqdhaqaaqa Islaami yiinta, marka hogaamiye ka soo noqday Xamaas kaasoo ay sanado ka hor qaarajisiay Israel.

QM oo ku baaqday in D/FS iyo Puntland ay xal u raadiyaan khilaafkooda

Wakiilka Qaramada Midoobey ee Somaliya, ha weeneyda lagu magacAabo Catriona Laing ayaa hoggaamiye yaasha siyaadadda ee dalka ugu ba aqday in go’aan ka gaarista is bed elada lagu sa meynayo Dastuurka Qabyo Qoraalka iyo hann aanka doora shooyinka soo socda ee dalka ay no qd aan mid ay dhinacyadu u dhan yihiin.

Catriona Laing oo khudbad dheer u jeedineysay Golaha Am maanka ee Qaramada Midoobey ayaa soo hadal qaadday khilaafka DFS Iyo Dowl ad Goboleedka Punt land.

Catriona Laing ayaa walaac ka mu ujisay ka ma qnaanshaha Puntlnad ee Shirka Golaha Wadata shiga Qaran, oo kulamadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalooyinka Baydhabo, Muq disho iyo Dhuusamareeb aanu ka qay bgelin Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni).

Waxay sheegtay in is bedel kasta oo ku saab san dastuurka iyo doorashada loo baahan yahay in dhinacyadu oo dhami ay u dhan yihiin.

"Waxaan rabaa inaan is dultaago dhammaan is bedelada lagu samey nayo dastuurka, oo ay ka mid tahay go’aan ka gaarista muddo kororsi inay ku saleysnaato wada xaajoodyo loo dhan yahay & wadar ogol iyo weliba geeddi-socod sharciyad eed.” Ayay tiri Catriona Laing.

Waxa kaloo ay tiri "Waxaan ka walaacsanahay in Puntland aanay ka qaybgelin Shirarkii Golaha Wadata shiga Qaranka, tan iyo bishii January ee sanadkan 2023.”

Haweeneydan ayaa Dowladda Federaalka iyo Puntland ugu baaqday in ay meel dhexe isugu yimaadaan, si ay xal ugu helaan khilaafkooda.

"Waxaan ugu baaqaya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland inay raadiyaan qaab ay meel dhexe isugu iman karaan, isla-markaana ay ka wada xaajoodaan wixii dhexdooda ah, si ay u suurtagasho dhameystirka dastuurka.” Ayay tiri Catriona Laing. Catriona Laing ayaa hadalkeeda ku xoojisay "Dib-u-eegista iyo dhameysti rka da stuurka waxa uu udub-dhexaad u yahay ajandooy inka dowlad dhiska So maliya, wuxuuna furre u ya hay heshi isyo laga gaaro nidaamka federaalka.”

Madaxweyne Deni ayaa la fahams an yahay in Madaxda DFS uu kala dhaxee yo khilaaf salka ku haya arrimo siyaasadeed. Deni ayaa 30-kii bishii May ku han jabay in Pun tland ay si gaar ah u dha qmidoonto, ka dib mar kii uu si adag uga horyimid heshiiskii ay 27-kii bi sh aasi Madaxda G/Wadata shiga Qaran ku gaar een M/Muqd isho, ee la xiriir ay in dalka oo dhan ay ka qabsoomto doorasho qof iyo cod ah, taas oo ay ku tartamayaan laba xisbi oo keliya, dalku na uu yeesho Madax weyne iyo Madaxweyne Kuxigeen, oo bedelaya nidaamk a hadda jira ee Madaxweynaha iyo Raysal Wasa araha.

M/mulka Somaliland oo si kulul uga jawaabt ay aqoonsiga M/Mulka SSC Qaatumo

Warsaxaafadeed ka soo baxay Maa mulka So maliland ayay si kulul uga jawaabeen aqoonsiga Maamulka SSC Qaatumo ay siisay DF S.

Haddaba Warsaxaafadeed ka ayaa sidan u qornaa:-War-Saxaafadeed kuumad da J/Soma liland, ayaa si ad ag uga soo horjeesat ay aqoonsi ay dawladda So malia she egtay inay siisay mal eeshiyada Somali land diidka ah ee ku sugan Ma gaaladda La ascaanood.

War ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibe dda Somaliland ayay talaabadan ku macnaysay weerar ka dhan ah qaranimada iyo wada jirka So maliland iyo xuduudada uu dalkani leeyahay, wax ayna sheegtay in arrintani ay khatar ku tahay xas iloonida Geeska Afrika.

X/Somaliland waxay iftiimisay in J/Somaliland ay madax bannaani haysatay in ka badan 32 sa no, iyada oo ka hirgelisay xuduudaha uu dalkani leeyahay nabad, amni iyo dawlad dimuqraadi ah. Intaa waxaa dheer, waxay si weyn uga qayb qa adatay horumarinta nabadda iyo xasilloonida gob olka, ayaa lagu yidhi warkan ay soo saartay Wasa aradda Arimaha dibadu.

Si kastaba ha ahaatee, tallaabadii ay Sooma aliya dhawaan ku marti-gelisay oo ay ku aqoons atay hoggaam iyeyaasha maleeshiyada Somalil and-diidka ah ee Muqdisho ku sugan, ayaa si weyn u khatar gelinaysa nabadda iyo nabadgel yada gobolka, taas oo caddaynaysa in Soomaa liya ay ka qayb-qaadanayso hurinta dagaallada iyo xasillooni-darrada ka taagan maga alada Laascaanood tan iyo markii ay bilaabmeen.

Xukuumadda Somaliland ayaa ugu baaqaysa Soomaaliya inay gabi ahaa nba ka laabato taag eerada ay siiso maleeshiyo beeleedka. Waxaan sidoo kale u soo jeedinaynaa beesha caala mka inay cambaareeyaan aqoonsi gan, maadaama uu khatar ku yahay xasil oonida guud ee gobolka.

Somaliland ayaa cadaysay in aa nay aqbali doonin in Somalia iyo Mal eeshiyo beeleedkaasi ay sheegtaan inay ka taliyaan Magaaladda Laasc aan ood ee Somaliland.

Xukuumadda Jamhuuriyadda Soma liland wux uu mawqifkeedu yahay sida warku sheegayo in ay shacbiga Somal iland ku naaloodaan nabad, xasilooni iyo barwaaqo, waxayna dawladu sii wa di doonnaa dadaalladayada ku aaddan aqoonsiga madax-bannaanidda Somal iland iyo abu uritaanka xidhiidh faa’iido u leh beesha caalamka.

Gabo gabadii Warsaxaafadeedkan ay soo saartay Xukuumadda Somalil and ayaa ugu baaq day dhinacyada ay arrintani khusayso in ay ixtira amaan xuduudaha Jamhuuriyadda Somaliland ee caalamku aqoonsan yahay

DDS oo sheegtay in Ardaydii Fasalka 12aad intoodii badnayd ay ku dhaceen imtixaankii sannadkan

Xukuumadda Dowlad degaanka Soomaalida oo ka hadashay Natiijada Imtixaanka fasalka 12 aad oo dhawaan ardayda degaanku ay galeen ay aa sheegtay in boqolkiiba 99 tiro ka badan ay ard aydu ku dhaceen imtixa ankaas ama ay keeneen natiijo ka hooseysa natiij adii loogu gudbayay Jaamacada ha. Haddaba Wa siirka Wa xbarashada ee degaanka Soomaalida Cabdilaahi Cabdi oo lahadlay Warb aahinta de gaan ka ayaa sheegay in natiijada san nadk an ar dayda fasalka 12aad ay keeneen ay aad u hoose yso, isagoo xusay in sa nnadkan imt ixaanka lagu galayay Jaa macadaha dalka Itoobiya.

Wasiirku waxa kale oo uu sheegay in ka dega an ahaan ay Imtixaanka fas alka 12aad ee sanna dkan ay u fadhii steen 21,787 Arday, oo isugu jir tay Ar dayda Cilmi degaan iyo kuwa Sayni ska, waxaana baastay ama keenay natiijadii loogu gud bayay Jaamacadaha Arday gaaraysa boqolkiiba 0.3% oo u dhiganta 74 Arday oo kaliya.

Marka la eego guud ahaan dalka Itoobiya san nadkan waxaa imtixaanka Fasalka 12aad u fadhii stay Arday gaa raysa 84,5099 waxaana gudbay oo baasay 27,267 Arday oo u dhiganta bo qolkii ba 3.2%. taas oo ka dhigan in nati ijada hooseysa ay sannadkan ka jirtay guud ahaan dalka Itobiya.

Dwladdu inkastoo ay arrintan u sab abaysay da daal yari dhanka Ardayda ah iyo inay ardaydu is dhigteen oo ay sahashadeen imtixaanka oo qaab cusub loo qaaday sannadkan, haddana dad ba dan ayaa ka biyo diiday hadalkaas dowladda ka soo yeeray, iyagoo xusay in dhinaca kale ay ceeb ku tahay dowladda in badi ardaydaasi ay gudbi waayaan oo dowladdu aysan dadaal badan horey ugu soo bixin."Natiijadu ma ahayn mid nafarax galisa, laakiin waa mid xaqiiq ah oo ay tahay ina an qaadano", ayuu kusoo gun aanaday Wasiirka Waxbarasha du ee Dowlad degaanka Soomaal ida Cabdi laahi Cabdi.

Horey uma dhicin in ardayda dega anka Soom aalida ee fasalka 12aad ay heli waayaan natiijadii lagu baasayay, inkastoo dowladdu ay waxbadan ka ba dashay Waxbarashadii degaanka, si doo kalena ay ka hortagtay Qishkii iyo qaababkii hore ee imtixaanka loogali jiray, haddana natiijada sannadkan soo baxday waa mid dad badani wax iska waydiinayaan.

Israa’iil oo isu diyaarinaysa duullaan xagga dhulka ah

Dhowrkii maalmood ee la soo dha afay, waxa ay Israa’iil tilmaamtay in loo diyaar garoobay wee rar dhinaca dhulka ah oo lagu soo qaadayo Qasa si loo afjaro doono mil atariga Xamaas ee Qaza.

Israa’iil ayaa dagaalkaas u diyaar isay 300,000 oo askari oo kuwa kaydka ah kuwaas oo la soo dhoobay daanta kale ee Marinka Gaza. Taangiyo, Mada afiic iyo Kumanaan Askari oo hubaysan ayaa sidoo kale la soo ururiyay.

Ciidamada Cirka iyo kuwa badda ee Israel ayaa si weyn u duqeeya goob ka sta oo suurtagal ah oo ay ku dhuum aalaysan karaan Xamaas iyo ururka Jihaad Islaami ee Falastiin, kuwaas oo ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen tiro badan oo rayid ah oo ay ku jiraan saraakiil Xamaas ka tirs an. Qarax ka dhacay isbitaal ku yaal Gaza Talaa dadii, oo ay labada dhinac midna midka kale ku eedeeynaya, ayaa sii huriyay xiisadda gobolka.

Faysal Cali Waraabe: Shir deg deg ah ha layskugu yimaado, waa in Laa scaanood gorgortanka ka baxdaa

Guddoomiyaha .xisbiga UCID Faysal Cali Wa raabe, ayaa ku baaqay in madaxda Somaliland shir deg deg ah iskugu timaado oo L/caanood gac anta Som aliland lagu soo celiyo.

Guddoomiyaha oo ka jawaab ay dha waaqii Wasiir Fiqi ee ahaa in SSC Kha atumo tahay maamul ku meel gaadh ah, ayaa sheegay in hadalka wasiirku uu soo dedeji nayo uun in Somaliland gacanteeda kusoo celiso Laascaanood.

"Hadaad tiinii qaybiseen oo reer ka dhigteen ta ayadu noqon mayso, xudu uda Somaliland male eshiyo reer ka tir aani ma badali karto, Fiqina ma badali karo ... arrintani waxay soo dadajinaysa u un in aynu xuduudaheenii si dhakhso ah u tagno" ayuu yidhi Waraabe.

Wasiir Fiqi ayuu ku eedeeyay in uu yahay nin ka tirsan dadka doonaya in uu Farmaajo soo no qdo, isla markaana waxa uu xusay in Somaliland ay aaminsantahay in DFS aAnay la qabin go'aa nkiisa.

Waxa uu sheegay inanay ahayn wax dhici ka ra in M/Laascaanood Xamar laga xukumo, waxa uuna sheegay in dadka reer Laascaanood laga gadayo wax aan suuragali doonin. "Shir deg deg ah ha layskugu yimaado waa in aynu arrintaa si deg deg ah usoo afjarnaa, waa in ay gorgortanka kabaxdaa Laascaanood, waa in ay gacanta Som aliland kusoo noqotaa" ayuu yidhi Waraabe.

Waxa uu sheegay in go'aanka dowl ada Soo maaliya uu burinayo go'aankii ahaa in labada dhin ac sidii laba dal oo siman ay u wadahadlaan.

António Guterres oo booqday xadka Rafah ee kala qaybiya Masar iyo Gaza

Xoghayaha Guud ee Qaramada Mid oobey, António Guterres oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa Shalay ko rmeeray xadka dalkaasi uu la wadaago Marinka Ga za. Xoghayaha ayaa da daal ugu jira, sidii garg aarka ku xaniban xadka Rafah loo gaarsiin lahaa shacabka Falastiiniyiinta ay ku go’doonsan Gaza.

"Waxaan si firfircoon uga la shaqeyn aynaa Ma sar, Israel iyo Mareykanka, sidii gawaarida garga arka ku raran looga diri lahaa halkan.” Ayuu yiri Xog hayaha Guud ee Qaramada Midoobey.

Mar sii horreysay Mareykanka ayaa sheegay in la isku afgartay in 20 gaari oo gargaar ah loo diro Gaza, ha yee shee waxaa warkaasi gaashaanka u daruuray Saraakiisha Qaramada Midoo bey, oo sheegay in maalintii loo baahan yahay 100 gaari oo gargaar sida oo ka gudba isgoyska Rafah.

Xoghayaha Guud ee QM oo Warbaahinta kula hadlay xadka Rafah ayaa sheegay inay doon ay aan in si joogto ah gaadiidka gargaarka sida loo gu ogolaado inay u taggaan Gaza.

"Ma doonayno in gaadiid kooban loo ogolaado inay taggaan Gaza ee waxa an rabnaa gawaarida gargaarka in si macno leh loogu ogolaado inay kaalm ada bani’aadanimo u gaarsiiyaan dad ka ra yidka ah ee u baahan.” Ayuu yiri Xoghayuhu.

Xoghayaha ayaa mar kale yiri "Waxaan aragn ay baabuur badan oo ay ku raran yihiin biyo, cun to, iyo dawooyin, isla shay la mid ah oo looga ba ahan ya hay dhinaca kale ee darbiga xuduudda. Kuwani waa khad nololeed. Waxay u yihiin far qiga u dhaxeeya nolosha iyo dhimashada dad ba dan oo Gaza ku nool.”

"Kuwani ma aha oo keliya baabu urta xamuulka qaada, laakiin waa ma rin nololeed. Baahi badan ayaa loo qa baa in baabuurtan ay sida ugu dha khsaha badan ay u socdaalaan inta loo baahan yahay, gargaarkuna waa in uu noqdaa mid joogto ah.” Ayuu sii raa ciyay António Guterres.

Guterres ayaa baaqiisa ku xoojiyay "Waxaan ma rkhaati ka nahay in xaalado adag ay wajahayaan in ka badan laba milyan oo qof, oo u dhiba atey san biyo la’aan, cunto la’aan, dawo la’aan iyo shi daal la’aan, kuwaa oo dagaal uu ku socdo, una baahan wax walba, si ay u noolaadaan.”

Guterres ayaa intaasi ku daray "Ma raadina yno guul, waxaan raadinaynaa kolonyada si loogu ogolaado tiro macno leh inay maalin kasta galaan Gaza, si ay u siiyaan taageero ku filan dadka reer Gaza.”

Hay’adaha Qaramada Midoobey ayaa si is daba joog ah ugu baaqaya in dunida ay si dhab ah ugu istaagto wax ka qabashada xaaladda ka sii dareysa ee ka jirta Gaza, Maamulka Israel-na lagu qanciyo soo afjaridda go’doominta muddada dheer ee saaran Gaza.

Duqaymaha sii kordhaya ee Israel ka waddo Gaza ayaa waxaa ku dhintay 4,137 qof, oo ay ku jiraan 1,524 carruur ah iyo 1,000 haween ah, sida ay shee gtay Wasaaradda Caafimaadka Gaza. Wasaaradda ayaa tirada dadka dhaa wacmay ku sheegtay 13,300 oo qof, halka 1,000 qof oo kale na la la’yahay

Gargaarka ku socda Gaza oo weli xayiran & RW UK oo kusii jeeda Masar

R/wasaaraha Dalka Ingiriiska Britain Rishi Su nak ayaa Shalay u safraya Dalka Masar si uu wa dahadallo ku saabsan xaaladda Israa’iil iyo Gaza ula yeesho madaxcda dalkaasi.

Sunak ayaa la filayaa in madax da Masar uu la soo qaado muhii mada ah in laga fogaado xiisadda gobolka iyo ka hortagga khasaa raha aan loo baahn ayn ee mar kasta gaara nolo sha dadka rayidka ah. Khamiistii R/Wasaaha Ingiriiska wux uu la kulmay dhaxal-sugaha Sacu udiga Amiir Maxam ed bin Salmaan, wuxuuna ku booriyay Sacuudi Carabiya inay gac an ka geysa tay taageerada xasilloonida Bariga Dhexe.

Dhinaca kale gawaarida sida saha yda gaarga arka ayaa weli ku sugan marinka Rafac ee xadka Masar iyo Koonfurta Gaza ,iyadoo laga cabsi qabo duqeymanka Israa;iil oo weli socda. Mohs en Sarhan, oo ah madaxa ful inta ee bangiga cu nnada Masar, ayaa BBC u sheegay in gaarsiinta gargaarka ay caqabad noqon karto haddii ay sii socdaan duqeymaha xooggan ee ka dhacaya aga gaarka Rafah.

"Waxa naga hor istaagaya inaan galno waa duqeymaha ciidamada Isra el. Waxaan hadda jo ognaa xuduudka siddeed maalmood, bambooyin kana waa ay soo dhacayaan daqiiqad kasta,” ay uu yiri.

Maraykanka Oo Digniin Culus U Direy Muwaadiniintiisa

Wasaarada Arrimaha Dibadda Mareykanka ay aa soo saartay digniin caalami ah oo ku wajahan muwaadin iinta Mareykanka ee ku sugan dibad da, iyadoo uga digtay khataro ku iman kara.

Muwaadiniinta Marey kanka ayaa lagu boory ay inay taxadar dheera ad ah muujiyaan marka ay safrayaan iyadoo ay ugu wacan tahay suurtagalnimada weerar ada,mudaaharaadyada ama falalka rabshadaha ka dhanka ah muwaadiniinta iyo danaha Marey kanka.Digniintan culus ayaa ku soo bee gantay iy adoo ay sii kordheyso carada Bariga Dhexe ee ka dhalatay taage erada Mareykanka ee weerarada Israel ee marinka Gaza. digniintan heerka caala mka oo dhan ayaa ah mid dhif iyo naadir ah , wax aana ugu dambeesay waaxda qaranku ay soo sa artay ogaysiis noocaan oo kale ah Agoosto 2022 kii kadib dilkii hog aamiyihii al-Qaacida Ayman al-Zawahiri ee Kabul,wadanka Afghanistan.

Intaa ka hor ogaysiiskii hore waxa la soo saaray 2017 -ka dib markii mada xweyne Donald Trump uu u aqoons aday Qudus inay tahay caasimadda Israa’iil -iyo 2003 isla markiiba ka dib duulaankii Ciraaq. Ma cadda waxa keenay digniinta iyo in Maraykanku uu soo gaaray khatar gaar ah.

Hase yeeshee, waxaa jirta cabsi laga qabo in dagaalka Qaza uu horsee do xaalad kacsanaan ah oo gobolka ah.

Ww ee Reuters ayaa sheegtay in saldhigga cii damada cirka ee Ain al-Asad ee dalka Ciraaq oo ay ku sugan yihiin ciidamo Maraykan ah lagu qa aday weeraro gantaallo iyo kuwa aan duuliyaha lahayn. W/w/Reuters oo soo xiganaysa laba ka mid ah ciida mada ammaanka ayaa ku warantay inaanay wali caddayn in uu jiro khasaare ka dha shay weerarkaas.

Waa weerarkii saddexaad oo muddo 24 saac gudahood ah lagu qaado saldhig ku yaalla dalka Ciraaq oo ay ku sugnaayeen ciidamo Mareykan ah. Wakaaladda wararka oo soo xiganaysa la ba sarkaal oo Maraykan ah ayaa sidoo kale shee gtay in markab dagaal oo ay leeyihiin ciidamada badda Maraykanka oo ku safrayay meel u dhow Yemen uu qabtay gantaallo badan.

Wararka ayaa sheegaya in markabka dagaal uusan u muuqan bartilm aameedka weerarka, wa xaana la sheegay in gantaalada ay marayeen aga gaarka halka uu ku sugan yahay markabka.

Pentagon-ka ayaa xaqiijisay in markab dagaal oo Maraykanku leeyah ay uu ku soo riday waq ooyiga badda cas saddex gantaal iyo diyaarada ha aan duuliyaha lahayn.

Ilaa hadda si rasmi ah looma oga cidda ka dam beysay weraradaas iyo in ay jawaab u tahay dag aalka Israel iyo Xamaas.

Ruushka oo ka carrooday Hadal ka soo yeeray Madaxweyne Biden oo la xariiray Xamaas

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa hadal uu jeediyay ku bar bardhigay mada xweynaha Ruush ka Vladamir Putin iyo dowlad iisa koox da Islaamiga ah Xamaas ee ka dagaall anta dhulka Falastiin.

Joe Biden ayaa sheegay in Maray kanku uu ku qasban yahay inuu garab istaago Is raa’iil iyo Ukraine oo ka horta gaya Ruushka iyo Xamaas, waxa uuna intaa ku daray in aysan oggolaan do onin in argagaxisada Xamaas iyo daalim Putin in uu guuleesto.

"Ma yeeli karno mana ogolaan doono in arga gixisada sida kooxda Xamaas iyo daalimiinta sida madax weyne Putin in ay guuleystaan” ayuu si cad u sheegay madaxweynaha dalka Mareykanka Biden.

Afhayeenka aqalka looga arrimiyo dalka Ruu shka ee Kremlin-ka Dmitry Peskov, ayaa si adag uga hor-yimid hadalka kasoo yeeray madaxwey naha Mareykanka, waxa uuna hadalkaasi ku til maamay mid aan la aqbeli karin.

Waxa uu sheegay afhayeenka ma daxtooyada Ruushka in aan la aqbali karin hadalada nuucaas oo kala ah oo madaxda loogu gefayo, waxa uuna had alkaasi ku tilmaameyd mid aan habbo oneyn oon laga fiirsan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip