HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO KHAAMIIS 19-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Thursday October 19, 2023 - 08:53:43 in Wararka by
  • Visits: 289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO KHAAMIIS 19-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaasha

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweyna ha Koonfur-galbeed Md.Cabdicasiis Xas an Maxamed ayaa Xalay kala hadlay wax garadkAa iyo dubabka dhaqanka Koonfur-galbeed qorshaha qaran ee la dagaalanka Al-Shabaab.

adaxweynaha ayaa la wadaagay duu babka dhaqanka Koonfur-galbeed sida ay uga go’ an tahay in dalka laga xoreeyo Al-shabab ee caqa badda ku ah nolasha iyo horumarka shac abka Soomaaliyeed, isa goo tilmaamay no lasha iyo nafiska ay dar eemayaan dadka deegannada laga xoree yey ee Hirshabee lle iyo Galmudug.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa sheegay in abaabulka dadweyna ha, wacyigelinta dhibaatada Al-Shabaab iyo adkeynta midnimada bulsho ay aas-aas u tahay wajiga labaad ee halganka xo reynta dalka, taas oo ay doorka ugu weyn ku leeyihiin waxgaradka, odeyaasha dhaqa nka iyo Hay’adaha dowladeed ee Konfur-galbeed.

Dhankooda, Odayaasha dhaqanka Ko onfur Galbeed ayaa adkeeyey in ay ku ga rab taagan yihiin Madaxweynaha dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyagoo ku amm aanay ka go’anaa nshihiisa ku aaddan Soo maaliya nabad ah oo xor ka ah.

Sidoo kale, Duubabka dhaqanka Koon fur-galbeed waxay soo bandhi geen in ay naftooda iyo maalko oda u hurayaan sidii uu miro-dhal unoqon lahaa wajiga Labaad ee halganka xore ynta, maadaama dadka Koonfur-galb eed ay u hanqal taagayaan in ay iska xoreeyaan Al-Shabaab.

R/iisul Wasaare Xamsa oo Wasiirka Difa aca Kenya kala hadlay Xoojinta Amniga 2da dal

R/sul Wasaaraha XFS Md.Xamsa Cabdi Barre ayaa Kulan qado sharaf ah hoygiisa ugu sam eeyay Wasiirka Difaaca Dowladda Kenya Md. Aadan Barre Ducaale oo Dorra ad soo gaaray Muqdisho. R/Wasaaraha Soomaaliya iyo Wasiirka Dif aaca Kenya ayaa ka wada hadlay xoojinta amniga labada dal iyo sidii wadajir la isaga kaashan lahaa ciribtirka iyo la dagaallanka Khaw aarijta. R/iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay dhibaatada argagixisadu in ay saameyn ku wada leedahay wadda mada gobolka, cirib tirkooduna uu wax weyn ka beddelayo amniga, nolosha iyo horumar ka tisqaada gobolka.

Wasiirka Difaaca Kenya Mudane Aa dan Barre Ducaale, ayaa ku bogaadi yey Dowladda iyo shacabka Soomaali yeed guulaha wax ku oolka ah ee ay ka gaareen dagaalka ka dha nka ah Khawaarijta, wuxu una ballan qaaday in Dowladdiisu ay kaalin muuq ata ka qaadan doonto sidii loo soo afjari lahaa kooxaha Khawaarijta.

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u ca mbaareysay xasuuqii Yahuuda ka gaysa tay Isbitaalka Al-ahli Gaza

Dowladda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay duqayntii Habeen hore Isra a’iil u geysteen Isbitaalka Al-ahli ee Gaza oo in ka badan 500 qof ku dhint een.

Warsaxaafadeed ay soo saartay wasaarad da Arimaha dibadda oo afka carabiga ku qor naa ayaa lagu yiri: JFS waxay si adag u ca nbaareynaysaa falkii duqaynta ahaa ee loo geystay Isbitaalka Al-ahli ee Gaza oo saba bay dhimashada in ka badan 500 qof oo rayid falastiiniyiin ah oo ay ka midyihiin car uur iyo haween, waxaana masuuliyadaas qaaday ciidanka Israa’iil ee gumaystaha

Warsaxaafadeedka Dowladda Soo maal iya waxaa lagu sheegay in falkaan yahay mid xadkii dhaafay wax marmars iiyana aan loo heli Karin kana soo horj eeda shar ciyada iyo curfiga adduunka iyo qawaan iinta Xuquuqul aadanaha.

Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqd ay in adduunku soo fara geliyo arrin taan xasuuqa ah ee lagu haayo falas tiiniyiinta Gaza.

Hadalka dowladda Soomaaliya ayaa imaanaya ayadoo madaxweynaha Mar eykanka Joe Biden uu manta boo qday Tal Aviv si uu u garab istaago Yah uuda.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo mad axtooyada qaranka ku qaabbilay was iirka difaaca dalka kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ooMadaxto oyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa kala hadlay xoojinta xiriirka iskaashiga labada dal ee dhinacyada amniga, xasilloonida gobolka iyo dardar galinta dadaalada mideysan ee lagu ciribtirayo argagixiso. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dul-istaagay dadaallada naf-hurnimada leh ee Shacabka Soomaaliyeed iyo Ciid aanka Xoogga Dalka ay kaga xoreynayaan argagixisada deegaan nada kooban ay kaga sugan yihiin dalka, caqaba daha amni ee u baahan iskaashiga heer gobol , si looga adkaado argagixisada cuur yaamiysay horumarka gobolka iyo guud ahaan Qaaradda Afrika.

Wasiirka Gaashaandhigga dalka Ken ya Mudane Aadan Barre Ducaale ayaa tilm aamay sida dowladda Kenya ay uga go’an tahay adkeynta xiriirka iskaashiga labada dowladood iyo taageeridda halganka lagu ciribtirayo Khawaarijta.

D/Jabuuti oo cambaareysay duqeyntii lagu laayay Shacabka

Dawladda Djibouti ayaa Cambaaraysay Duqayntii dad shacabka ee Falastiin lagu Gumaaday ee Habeen hore ka dhacday Cisbitaalka Al-ahli Carab ee Magaalada Qaza.

In dad shacab ah si foo lxun loo laayo, Lama Aq bali karo, mana waafaqsa na xuquuqda Aadamaha Ayaa lagu sheegay Bayaanka kasoo Bax ay Dawladda Djibouti

Madaxweyne JFS oo war aaqaha aqoon siga danjirenimo ka guddoomay safiirka dalka Sweden

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fed era alka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waraaqaha aqoonsiga da njirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Sweden u fadhin doona dal keenna Mudane Joacim Waern.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud ayaa u rajeeyey Danjire, Joacim Wa ern in uu ka miro dhaliyo matela adda dal kiisa iyo xoojinta xiriirka ka dhaxeeya lab ada dowladood.

Dhanka kale, Danjiraha ayaa soo ban dhigay dedaalka uu ku bixin doono xiriirka diblumaasiyadeed ee labada dal, isaga oo shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed uga mahad celiyey soo dhoweynta diirran ee lagu qaabillay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Da njiraha ayaa ka wada hadlay sidii dowladd iisa ay door weyn kaga qaadan lahayd in dalalka caalamka Soomaaliya ka taage eraan dagaalka ay dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed kula jiran sidii dalkeenna looga cirib tiri lahaa khawaarijta.


R/w/re Xamze "waa la wiiqay awooddii Khawaarijta ee dhinacyada dhaqaalaha, fikirka iyo ciidanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jam huuriyadda Federaalka Sooma aliya Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay how lgelinta xarunta Qaran ee ka hortagga iyo la-dagaa llanka fikirka xagjirka ah ee Tubsan.

Ra’iisul Wasaare Xa msa ayaa xusay in la wiiqay awooddii Khaw aarijta ee dhinacyada dhaqaalaha, fikirka iyo ciidanka, taas oo ke entay in dhallinyar ada Soomaaliyeed ee ay marin habaa biyeen ay dib uga soo laa banayaan afkaartii ay argagixisadu ku shubeen.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in Tubsan looga fadhiyo sidii ay u ciribtiri lah ayd afkaarta gurracan ee kooxaha Khawa arijta ay uga been sheegayaan diinteenna suubban, isagoo ugu baaq ay dhallinyar ada Soomaaliyeed ee ay argagixisadu mar in habaabisay in ay ka faa’iideystaan fursa daha cafiska ah ee ay dowladdu siinayso, isla markaana ay dib ugu soo laabtaan dadkooda.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dardaar may hoggaanka Tubsan in dhallinyar ada Soomaaliyeed ee ka soo laaban aya Khaw aarijta ay baraan afkaar suubban oo ku sal eysan nabadda iyo waddaniyadda.

Munaasabadda Xarunta Qaran ee Tub san ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhi baanno, Safiiro ka socday saaxiibada caalamka iyo marti sharaf kale.

Qoorqoor oo furay garoonka cusub ee dayuuradaha degmada..

Madaxweynaha Dowladda Galmu dug Md.Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan xubo ka tirsan labada gole ee DFS iyo D owladda Galmudug ayaa xarigga ka jaray garoonka diyaa radaha degmada Baxdo

Garoonka oo ha dda kaddib ay bul shadu si toos ah u adeegsan doonto ayaa dhowaan la dhameystiray dhismahiisa

Madaxweynaha ayaa sheegay in gaca nna ay kula dirirayaan al-shabaab gacanta kalana ay horumarka Galmu dug uga shaq eynayaan. Qoorqoor ayaa sheegay in dhi smaha garoomada ay muhiim u yihiin isku socod ka dadka, ganacsiga iyo horum ari nta kaa beyaasha dhaqaalaha Gal mudug.

Waxaa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay in degmada Baxdo ay markii ugu horeysay yeelatay garoon dayuuradeed oo si toos ah ugu xiraya qeybaha ee dalka.

Faah faahin: Nabaddoon lagu dilay degmada Maxaas

Wararka naga soo gaaraya degm ada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Nin Nabaddoon ahaa, sidoo kale na kamid ah aa Ganacsatada degm ada as. Allaha Unaxariistee Nab adoon/ Ganacsade Xas an Maxamuud Cosoble ayaa waxaa la sheegay in dilkiisa uu ka dambeeyay Nin ay qaraabo dhow yahiin, kaasi oo rasaas ku furay Gana csadaha, waxaana intaas ka dib dhaw ac ahaan looga qaaday Goobta, ugu Dambeyn uu ku geeriyooday isbitaalka Degmada Maxaas.

Ciidamo katirsan laamaha Amniga Ma gaalada Beledweyne ayaa tegay goobta uu dilka ka dhacay, iyaga oo wada howlg allo ay ku baadi goobayaan Ninkii dilka u geystay Nabaddoonka.

Wasiir Roobow oo soo bandhigay taloo yin lagusoo afjari karo Alshabaab

Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda federalka ee Soomaaliya, Mukh tar Roobow Abuu Mansuur ayaa Dorraad soo bandhigay talooyin lagu soo afjari karo jiritaanka kooxda Sha baab.

Wasiir Mukhtaar Roobow oo ka qeyb galayay daahfurka xarunta Tubsan ee qaa bilsan ka hortagga iyo la dagaa lanka fikir ka xagjirnimada, taasoo ay ka qeyb galeen safiirada bee sha caalam ka ee Soomaa liya iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumadda, ayaa sheegay in ay jiraan 3 hab oo lagusoo afjari karo Shabaab.

Wasiirku, wuxuu marka koowaad taage eray habka ay dowladdu haatan u wajah day Shabaab, habkaas oo ah in dagaal la gu soo jaro. Wuxuu kaloo sheegay inay jirto hab kale oo loo baahan yahay, oo ah in wada hadal lala galo oo lagu qanciyo inay kasoo laabtaan fekerkan, iyo in cu limadu la doodo Shabaab.

Madaxweynaha markuu yiri, niman kaan waa la dagaalamayaa, dagaalka tooska ah, dagaalka dhinaca dhaqaal aha, iyo kan fekerkaba, xukuumaddu howl weyn bay is ka saartay. Waxaa la qabtay shirweyn oo culimada Soomaaliyeed isugu yimaada. Xukun bayna soo saareen, kii baana lagu dhaqma ayuu yiri Roobow.

Wasiir Roobow wuxuu ugu baaqay do wladda mar walba oo ay dagaalka kula jirto Alshabaab, in ay garab ka dhigato culim ada Soomaaliyeed. Wux uu kaloo soo dho weeyay in la helo xarun looga hortaggo afkaarta xagjirni mada.

D/Somalia oo diiday iney Itobiya kala ha dasho helitaanka dhul badeed

Soomaaliya ayaa diiday codsi uga yimid Itoobiya oo ku aadanaa in ay wada hadal la gasho, si ay u hesho dekedda Badda Cas. Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa todobaadkii hore ka digay in dalkiisa oo ah uu marin deked ah ay tahay isha colaadeed ee mustaq balka, wuxuuna ku baaqay in la isku dayo in arrintan wax laga qabto si loo ilaa liyo xasilloonida gobolka.

Itoobiya waxay lumisay marinkii tooska ahaa ee badda sanadkii 1993 markii Erit rea ay xornimada qaadatay ka dib dagaal saddex iyo toban sano socday.

Iyadoo Soomaaliya ay "si weyn uga go’ an tahay” horumarinta nabadda, amniga, ganacsiga iyo isdhexgalka, ma xiisaynayso bixinta helitaanka hantida istaraatiijiga ah sida dekedda, Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Cali Cumar ayaa farriin qoraal ah ku sheegay.

"Madaxbanaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya – berriga, badda iyo hawa da – sida uu dhigayo dastuurkeena, waa muqadas mana furna in laga doodo.” ayuu yiri.

Khudbad uu ka jeediyay taleefishinka Oct. 13, Abiy ayaa sheegay in Itoobiya ay leedahay "xuquuqda dabiiciga ah” inay si toos ah u gasho badda cas, haddii taas la diidona "ma jiri doonto cadaalad , haddii cadaalad la waayano waa arrin keeni doo nto in aan dagaalanno” ayuu yiri. Xigasho: BBC

Ciidamada ATMIS oo banneeyay Saldhi gooda Raaga-Ceelle

Ciidamada ATMIS Ee saldhiga ku lahaa Degmada Raaga Ceelle Ee sh/dhaxe ayaa Dorraad saldhigii ay deganaayeen ku war eejiyay Ciidamada Milateriga DFS, waxaana munaasab ada goob joog ka ahaa Saraakiil ka tirsan Xoog dalka

Qoraal ka soobaxay ATMIS ayaa lagu yiri

Ciidamada ATMIS-ka Burundi ayaa hadda loo daabuli doonaa gobollo kale oo Soom aaliya ka mid ah si ay u xoojiyaan ammaan ka iyadoo la eegayo hakadka joojinta sad dexda bilood ah ee ay dalbatay DFS

Tallaabadaan ayaa kusoo aadaya xilli muddo saddex Bilood ah dib loo dhigay In ay Soomaaliya ka baxaan Ciid amada ATMIS kadib markii ay cods atay Dowla dda Soomaaliya.


SIMHA iyo Save the Children oo 40 Wariye tababar uga furtay Muqdisho

Dalladda Xarumaha Warbaahinn ada Madaxabannaan ee Soomaaliya (SIM HA), ayaa tababar u furtay ku dha wa ad 40 wariye oo isugu jiray Rag iyo Dumar, kuwaasi oo kala metalaya warb aahinta Mu qdisho sida Tifaftira yaal, soo saarayaal, Tebiyeyaal iyo Wardoo nayaal.

Tababarkaan oo soc on doona muddo 5 maal mood ah,waxaana bixi nayay Macall imiin aq oon durugsan u leh mih nadda Saxaafadda qaybaheeda kala du wan, wax aana tababarkauu ku saab san aa habka tebinta sheekooyinka la xir iira arrimaha La-dagaalanka caado oyinka gu rucan ee dhibaataynaya xaqu uqda du mar ka iyo doo rkooda bulshada iyo u Qar eemidoodda.

U Tababarida warbaahinta xeerarka xaquuqda dumarka, si loo dhiiri-galiyo isla xisaabtanka iyo meel marinta shuruucda heer qaran iyo heer dowlad Goboleed ay aa qeyb libaax ka qaadan doona in ban aanka la keeno tacadiga, si bulshada u bar aarugto.

Kasoo qayb-galayaasha Tababarka ay aa waxaa si qotodheer loogu sharraxay hab-tabinta toosan ee ku aadan carruurta iyo xeerarka xaquuqda dumarka, si loo dhi iri galiyo isla xisaabtanka iyo meel marinta shuruucda heer qaran iyo heer dowlad Goboleed.

Si looga hartago dhibaatooyinka fara ha badan ee ka dhanka ah carruurta, ayaa ujeedka Tababarkani waxaa uu ahaa in Wariyeyaashu ay xoogga saaraan dhab uga waramida Tacadd iyada lagula kaco haweenka iyo carr uurta.

Furitaanka Tababarka ayaa waxaa ka qayb-galay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqan ka iyo Dalxiiska ee DFS Md. Daa’uud Aw eys Jaamac, isagoo Wariyeyaasha ku boo riyey in ay diiradda saaraan Hab-tebinta to gan ee Xuquuqda haweenka iyo carruurta, waxaana intaasi uu ku daray in taasi wax badan ka beddeli doonto sida uu u ekaan doono mustaqbalka malaayiin Carruur Soo maaliyeed ah.

Siyaasad keliya ma aha in aad tebis aan, ee waa in aad cod u noqotaan ma la ayiinta haweenka iyo caruurta Soom aal iyeed ee dhinac walba uga baahan hiil lada, sida; in ay Caafimaad iyo Wa xbara sho helaan ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Daa’uud Aweys.

Inta Tababarku socon doono ayaa Suxu ufiyiinta ka qayb-qeybgalaya wax aa ay falanqayn iyo aragti is-dhaafsi ku sameey doonaan mowduucan:

Marka aad tabinayso xogta wararka ca adooyinka haweenka iyo caruurta dhibka ku haya, waa in aad is weydii saa, waxa aan ka tabinayo ma u dana ynayaan mise wey dhibaataynayaan? sababtoo ah cunu ggu markauu ku jiro da’da carruurnimada wali mustaq balkiisii ugu badnaa ayaa u harsan, sid aa darteed adigoo is leh u dad aal, ayaa waxaa laga yaabaa inaad u gays ato dhibaato uu la noolaado inta noloshiisa ka dhimman, marka waa inaad masuu liya d iska-saartaa

Putin iyo dhiggiisa Shiinaha oo ku kulmay Beijing

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa Dorraad Magaalada Beijing ku la kulmay Madaxweynaha Shiinaha, Xi Jin ping, xilli labaduba ay halkaasi kaga qayb gelayaan shir la xiriira sanad guuradii 10aad ee ka soo war eegatay aasaaska ma shruuca kaabeyaasha caalamiga ah ee Belt & Road Initiative (BRI), kaas oo Shiinuhu uu Qaaradaha Afrika, Asia iyo Latin America isugu xirayo caalamka intiisa kale.

Madaxweynaha Ruushka ayaa ka mid ahaa madax iyo masuuliyiin kale oo ka kala socday in ka badan 130 dal, oo lagu soo martiqaaday shirkaasi.

Ka dib kulan gaar ah oo ay yeesheen, labada Hoggaamiye ayaa la arkayay, iy agoo si wadajira u soo gelaya hoolka weyn ee Shacabka Beijing, oo lagu qabtay mun aasabaddii furitaanka ee shirka.

Madaxweyne Xi Jinping ayaa dhiggiisa Ruushka ku tilmaamay saaxiib uu muddo dheer Shiinuhu leeya hay, isagoona amaa nay kalsoonida sii xoogeysanaysa ee laba da dal. ladimir Putin, Madaxweynaha Ruu shka ayaa ballanqaaday in dalkiisu uu taag eeri doono mashruuca ballaar an ee uu ga daal ka riixayo Hoggaamiy aha Shiinaha, waxaana uu xusay in mashruucu uu la socdo fekradaha Ruushka.

Madaxweyne Putin ayaa bogaad iyay guulaha waaweyn ee Shiinuhu gaaray mud dooyinkii ugu dambeysay.

Hoggaamiyaha Shiinaha ayaa la shee gaya in uu dejiyay qorshe ka koob an sid eed qodob, oo ku aaddan sidii loo horu marin lahaa mashruuciisa BRI, oo ay ku jiraan kor u qaadidda masha ariicda yaryar ee horumarinta cagaaran iyo in la abuuro kalsooni joogto ah.

Dhanka kale Wakaaladda Wararka Shii naha ee Xinhua ayaa sheegtay in Madaxw eyne Jinping uu ku baaqay dadaalo wada jir ah, oo Shiinaha iyo Ruushka ay gacan kaga gaysanayaan ilaalinta caddaaladda caalamiga ah.

Labada hoggaamiye ayaa la sheegaya in ay sameysanayaan isbah aysi gaar ah, oo ay kula loolamaan Hoggaamiyeyaasha Yurubta Galbeed iyo Mareykanka, oo siy aasad ahaan ay aad u kala fog yihiin.

Xiriirka saaxiibtinimo ee labada nin oo soo bilowday sanadkii 2013 ayaa keentay in uu xoogeysto xiriirka iyo iska ashiga lab adaasi dal.

Kulankoodii ugu dambeeyay ayay bishii March ee sanadkan ku yeesheen Caasim adda Moscow, markaas oo Hoggaamiyaha Shiinaha uu booqasho ku tegay Ruushka.

Jordan oo baajisay shir uu Madaxwe yne Biden kaga qaybgeli lahaa dalkaasi

Dowladda Jordan ayaa baajisay shir afar geesood ahaa oo lagu waday in Mada xweynaha Mareykanka, Joe Biden uu kaga qaybgalo Caasimadda Amman.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa shirk an la lahaa Boqor Abd alla, Madaxweynaha Masar, Abdel Fattah El-Sisi iyo Madaxweynaha Falastiiniyi inta, Mahoud Abbas, kaas oo lagaga hadlayay weerarada Israel ee Gaza.

Jordan ayaa ka carootay duqaynta 5-ta boqol ee qof ku dhinteen ee ay Habeen hore Ciidamada Israel ka gaysteen Isbit aalka Al-ahli Arab ee Marinka Gaza.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jordan, Ayman Safadi ayaa sheegay in kulanka dhi nacyada la qaban doono, marka ay dhi nacyadu ku heshiin karaan in la soo afjaro colaadda iyo xasuuq ka dhanka ah sha cabka Falastiiniyiinta.

Wasiirka ayaa Maamulka Israel ku eede eyay in uu doonayo in Bariga Dhexe uu gel iyo xaalad aan daba qabad lahayn.

Boqorka Jordan ayaa qorsheynayay in uu martigeliyo shir afar geesood ah, kaas oo ajandihiisa ka mid ahaa baahida loo qabo in gargaar bani’aad animo la gaarsii yo Gaza, si looga hortago masiibo bani’a adan tinimo iyo xal u helidda colaadda Isr ael iyo Falas tiiniyiinta.

Madaxweyne Biden ayaa damacsan aa in kolka uu Dorraad gaaro Israel uu saacad aha dambe ee Arbacadan uga sii gudbo Jo rdan, si uu ugu la kulmo madaxda saddex da dal ee Carbeed, ka dibna uu ula yeesho shir ay kaga arrin sanayaan xiisadda ka taagan gobolka.

Aqalka Cad ayaa laga soo xigtay in Ma daxweyne Biden uu booqan doono oo kel iya Israel, dowladduna ay dib u dhigtay safarkiisii Jordan.

Madaxweynaha Falastiiniyiinta ayaa la sheegaya in gebi ahaanba uu jooj iyay kul ankii uu la lahaa Madaxwe ynaha Marey kanka iyo shirkii kale ee lagu waday in uu kaga qaybgalo dalkaasi, ka dib weerarkii naxdinta lahaa ee ka dhacay isbitaalka ku yaala bartamaha Gaza.

Carro xoog leh ayaa ka dhalatay tallaab ada lagu bartilmaameedsaday xaruntaasi caafimaad.

Qaramada midoobay oo ka deyrisay Xaalada Gaza

Hayâdaha gargaarka ee caalamiga ah ayaa weli dalbanaya in gargaarka degd egga loo baahan yahay in loo ogolaado in uu gaaro Gaz iyadoo boqolal gawaarida xa muulka oo sahay sida ay sugayaan ogo laashihii ay kaga gudbi lahaayeen Rafah. Heyadaha Q.M ayaa shegay in dhulkaasi ay masiibo ka soo socoto maadama ay ha ystan biyo, koronto iyo shidaal aan ka bad neyn in ay sii isticmaali karaan 24 saac. Cuntada keydka waxay ku dhamm aan kar taa 4 ilaa 5 maalmood. Dadka ku nool Khan Yunis ee koon furta Gaza way

labo laabmeen maad ama ay boqolaal kun ka soo qaxeen waqooyig Gaza.

Qaramaada Midoobay ayaa ka digtay in dambiyo dagaal ay tahay talla abada Isreal ay dadka ugu she egeyso inay baxaan iya doo aan cunto iyo hoyi siineyn.

Dhinaca kale Hayâdda caafima adka adduunka ee WHO ayaa sheeg tay in ay u baahan tahay in si degdeg ah loo gaaro Gaza si loo gaar siiyo gargaar iyo sahay ca afimaad, ma adaama ay ka digayso dhib aato bini’aa dantinimo oo muddo dheer jirta.

Ku dhawaad ​​kala bar 2,800 oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay Qaza 11,000 oo kalena waa lagu dhaa wacay Gaza tan iyo markii ay bilow deen duqe ymaha aargoosiga ah ee Israa’iil ka dib weerarrada dilaaga ah ee Xamaas, sida ay saraakiisha WHO ku sheegeen warbixin kooban oo ay soo saartay wakaaladda wararka ee Reters.

Faransiiska oo si adag u cambaaree yay duqaynta Israel ee Isbitaalka Gaza

Faransiiska ayaa cambaareeyay weerarka dhinaca cirka ee Habeen hore Israel ka gay satay Isbita alka Al-ahli Arab ee Marin ka Gaza, oo ay ku dhint een 500 oo qof.

Madaxweynaha Faransiiska, Emma nuel Macron ayaa sheegay in dalkiisu uu cambaareynayo weerarka lagu dilay dadka faraha badan ee Falastiiniyiinta ah. "Faransiisku waxa uu cambaareyna ya weerarka lagu qaaday Isbitaalka Al-ahli Arab ee Magaalada Gaza, kaasi oo lagu dil ay dad badan oo Falastiiniyiin ah, waxaana la qaybsan aynaa xanuu nka iyo muruga da.” Ayuu yiri Madaxwe ynaha Faransiiska.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay inaan ay jirin wax cudurdaar ah oo loo heli karo beegsiga isbitaalka, mana jirto buu yiri wax sabab u noqon kara beegsiga shacabka.

"Ma jiraan wax cudurdaar ah oo ku aad dan isbitaalka la weeraray, mana jirto wax sabab u noqon kara beegsiga shacabka.” Ayuu yiri Madaxweynaha oo intaa raaciyay "Dhammaan iftiinka waa in lagu shido duru ufaha.”

Emmanuel Macron, Madaxweynaha Far ansiiska ayaa ku baaqay in si degdeg ahi loo furo marinada gargaar ka ee Gaza, iya do aanay jirin sida uu yiri wax dib u dhaca .

"Helitaanka gurmadka bani’aadant ini mo ee Marinka Gaza waa in dib loo furo, iy ada oo aan dib loo dhigin.” Ayuu yiri Mada xweyne Macron.

Kaalmada bani’aadanimo ee ay dowlada ha gobolka iyo kuwa caala mkaba ugu tal agaleen shacabka Falastiiniyiinta ayaa ku xayiran xuduu dda Masar iyo Gaza, ka dib markii ay Israel ka hor timid in gargaarka la gaarsiiyo Marinka Gaza.

Israel ayaa toddobaadkii hore go’doom in adag ku soo rogtay Gaza, si ay kaga aa rgudato weerarkii Xoogaga Xam aas ee ay 7-dii bishan ka gayst een dhulka la haysto.

Ciidamada Israel ayaa sii wada duqaym aha baahsan ee ay ka fulinayaan Gaza, oo ay ku dhinteen in ka badan saddex kun oo qof, tiro ka badan toban kun oo kalena ay ku dhaawacantay.

Hay’aaha Qaramada Midoobey ayaa ci qaab wadareedka Israel ee dadka reer Ga za ku tilmaamay dembi dagaal oo ka dhan ah bani’aadantin imada.

Madaxweynaha Mareykanka oo la kulm ay Raysal Wasaaraha Israel

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa Dorraad gaaray Magaalada Tel Aviv, xilli Israel lagu eedeeyay in ay duqayn ka gaysatay isbitaal ku yaala Marinka Gaza, ayna ku dhinteen dad tiradooda lagu she egay 500 oo qof.

Madaxweynaha Mareykanka ayaa Isr ael u tegay, sidii uu ugu muujin lahaa taageerada Mareykanka ee maamulk aasi.

Madaxweynaha oo la kul may Raysal Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa kala hadlay xiisadda ka soo cusboon aatay gobolka iyo sida uu Ma reykanku ugu garab taagan yahay in Tel Aviv ay sii waddo dagaalka ka dhanka ah Ururka Xamaas ee ka arrimiya Marinka Gaza.

Madaxweynaha ayaa Israel ku taage eray diidmadeeda ah inaanay ku lug laha yn weerarka dhinaca cirka ee Habeen hore loo gaystay Isbitaalka Al-ahli Arab ee Ga za, isagoona sheegay in koox kale ay ka dambeysay weerarkaasi, balse aanay Isr ael gaysan. Raysal Wasaare Netanyahu ayaa Madaxweyne Biden kaga mahad celi yay taageerada dowladdiisa ee Israel. Madaxweyne Biden ayaa la sheegaya ina anu ka shaqayn doonin joojinta dagaalka, balse uu gacan ka gaysan doono, sidii gur madka bani’a adanimo loo gaarsiin lahaa Gaza iyo sii deynta maxaabiista ay gacan ta ku hayaan Xoogaga Xamaas.

Mareykanka ayaa dhawaan laba markab oo kuwa diyaaradaha xamba ara ah u soo diray Israel, si dowladaha kale ee gobolka aanay ugu lug yeelan dagaalka.

Dowladaha Islaamka oo ay ugu horre yan kuwa Carabta ayaa si kulul u cambaar eeyay weerarka isbitaalka, oo la aaminsan yahay in Israel ay ka masuul ahayd.

Duqayntan iyo taageerada weyn Mareyk anka ee Israel ayaa ka sii carey siineysa bulshada gobolka, waana xilli ay sii kordhe yso baqdinta laga qabo in dagaalku uu fido.

Maxay tahay Shuruuda adag ee Israel ku xirtay in gargaar la geeyo Magaalada Gaza?

Madaxa Golaha Amniga Qaranka ee Israa’iil, ayaa sheegay gelitaanka gargaar ka ee magaalada Gaza ay ku xiran tahay sii deynta maxaabiista ay haystaan Xamaas

"Soo celinta la haystay aasha, oo indha heenna ku ah muqadas, ayaa qa yb muh iim ah ka ah da daal kasta oo bini’aadan tinimo,” ayuu Han egbi u sheegay suxu fiyiinta.

Xamaas waxa ay gacanta ku haysaa ilaa 250 oo qof kadib weerarkii 7dii Octo ber oo sidoo kale lagu dilay, 1,400 Israali yiin ah iyo kumanaan reer Falastiin oo ku dhintay fal celinta Israel.

Isra’iil waxay ka mamnuucday gelita anka biyaha, shidaalka iyo cuntada magaal ada Gaza waxayna heshay dha leeceyn la xiriirta iney wado "Ciqaab wadareed” ka dhan ah dhulka go’doo nsan ee Gaza oo ay ku nool yihiin 2.3 milyan oo qof.



WAXA AY SAMEYN JIEEN SOOMA ALIDII QARNI KAHOR LOO GEEYAY YURUB IN LA DAAWADO


Dabayaaqadii qarnigii sagaal iyo tobna an, iyo horraanta kii labaatanaad waxaa yu rub iyo Ameerika ku faafay dhaqanka u dal xiis tegida ‘tuulooyinka aan dhabta ahayn’ ee laga dhex sameeyo dalalkaas reer galb eedka. Waa xaafado soocon oo la isugu keenay dad laga soo qaaday Africa iyo me elo ka mid ah Aasiya, oo la yiri halkaas ka dhista guryo ku eg kuwii aad uga nooleyde en miyiga dhulkiinna, una dhaqma oo u no olaa sida caadiga ah ee aad u dhaqmi jirt een. Ujeedku waxa uu ahaa in dadka reer Yurub usoo dalxiis tegaan xeryahaas, oo ay kor ka daawadaan dad ka dhaqan iyo midab duwan, oo socda, oo dhaqmaya. Sababtu wax kale ma ahayn, laakiin waxaa adkeyd in dalxiiseyaasha reer Yurub u safraan Afrika. Markaas, waxay lacag ku bixin jireen inay daawadaan dadkan ay shir kadaha gaarka loo leeyahay soo ururiyeen, oo dalalkooga loogu keenay.

Boqol, lix iyo toban sano kahor wax aa mid ka mid ah xeryahaas oo loogu yeeji jir ay ‘Somali Village’ ama Tuulada Soomaali da oo ku taalay Jamhuuriyadda Ireland la gu xareeyay koox Soomaali ah, oo isugu jir ay rag iyo dumar, waayeel iyo carruur. Xe radaas, oo ilaa iyo hadda ka mid ah meel aha ugu caansan gudaha Ireland ee Afrika la xiriiriyo, waxaa maalin walba isoo dalxiis tegi jiray dadka Irishka ah iyo kuwa kale ee ka yimid dalalka kalee Yurub ee aan awo odi karin inay Afrika u dalxiis tegaan. Laca g ayay na ku bixin jireen daawashada dad kaas.

Halkee laga keenay Soomaalida loo daawasho tegi jiray ee xerada Ireland?

BBCQoraalka sawirka,

Tuulada Soom aalida, ee Dub lin, Ireland

Tuulada Soo maalida waxay ku taal magaalda Dublin oo caasimad u ah Jamhuuriyadda Ireland, oo muddo dheer colaad gaamurtay kala dhex eysa Boqortooyadda Ingiriiska oo xilligaas ka telin jirtay dhulkaas. Soomaalida halkan la keenay boqol iyo dhowr iyo tobanka sa no kahor waxa ay qeyb ka ahaayeen Ban dhiga Caalamiga ah ee 1907dii oo lagu qabtay goob u dhexeysa labada deegaan ee ugu hodonsan caasimadda ee ku yaal Dublin, ee Ballsbridge iyo Donnybrook, sida lagu sheegay buugga The Great White Fair oo lagu turjumi karo ‘Bandhiga Cadaanka Weyn’. Kooxdan waxay ahayd dadkii ugu horr eeyay ee Soomaali ah ee yimaada Ireland iyo Dublin ba, oo xilligaas ahayd caasima dda labaad ee boqortoo yadda Ingiriiska oo gumeysan jirtay dhulka Soomaalida. Ha dda se, waxaa ku nool Ire land kumanaan Soomaali ah oo badido od halkaas tegay soddonkii sanno ee ugu dambeeyay.

Sida lagu faahfaahiyay buugga ‘The Biggest Show in Town - Bandhiga Ugu We yn Magaalada’ ee la daabacay 2007dii, dadka Soomaalida ah ee tuula daas ku xar eysnaa waxaa laga keenay dhulka la isku yiraa ‘Waqooyiga Soom aaliya’ oo xilligaas la oran jiray British Somaliland maadaama uu gacanta ku hayay guumeysiga Ingir iiska. Waa dhul ka hadda Somaliland la yir aa ee Jamh uuriyadda iskeed ugu dhawa aqday madaxbanaanideeda.

"Dadkaas waxay isugu jireen waay eel, dumar, carruur iyo dhallinyaro ayay isugu jireen,” ayuu yiri Da’uud Gilingil, oo ah Gud doomiyaha Xarunta Soom aalida ee Irel and islamarkaas na urur iya taariikhda Soomaalida ee dalkaas. Inta la og yahay, waxaa Soomaalida halkaas geysay shirkad gaar loo lee yahay oo loo malaynayo inay heshiis la gashay dadkaas, laakiin ma ca dda iyo wax badan lagama hayo inay dad kaas xornimo iyo doonis ay u madaxban aan yihiin u joogeyn halkaas iyo in kale. "Dadkaas waxay wateen udub iyo dhi gih oodii, qalabkooda, iyo dhamma an wixii dhaqankooda iyo agab ah,” ayuu yiri Da’ uud. Waxay Soomaalidu halka as ka dhis teen aqal Soomaali, iyaga oo sidoo kale soo bandhigay ciyaaraha dhaqanka muda da ay halkaas joogeen.

Qoraalka sawirka,

Da’uud Gilingil, Guddoomiyaha Xarunta So omaalida ee Irelan Dhis maha xaafad dhan oo ku teedsan xeebta Dublin, aagga Tuulada Soomaali da, ayaa laga ikhtiraacay habka aqalka Soomaaliga lagu soo bandhigay carwadii 1907dii. Xaaf adaas waxaa la yiraa Howth’s Carrickbrack Road, oo sidoo kale caan ku ah Tuu lada Soomaalida. Guriga Soomaalida ee tuu ladan ku yaal waxaa lagu sheegay in uu ka dhisan yahay koobka ugu wanaagsan ee ku teedsan harada Dublin, iyada oo si fud ud looga arki karo daaqadaha dhammaan gurya ha ku teedsan haradan. Waa meel guryaheedu aad u qiimo sareeyaan. Guri la deris ah oo ka kooban lix qol waxaa san ado kahor lagu baayacay lacag ka badan hal milyan iyo saddex boqol oo kun oo dó lar, sida lagu baah iyay wargeyska Ireland kasoo baxa ee Irish Times.

Bandhigaas Soomaalidu qeybta ka ah ayd waa mid ka mid ah kuwii carwo oyinkii ugu saameynta weyn, uguna balaarnaa ee dalkaas lagu qabto xilli gaas. Lix bil oo uu socday bandhigaas waxaa usoo dalxiis tegay dad ka badan saddex milyan oo qof. Bandhiga Soom aalida waxaa uu ahaa kii ugu faa’iidada badnaa dhammaan carw ada, iyada oo laga helay lacag qiimaheedu Dorraad u dhigmo labo milyan oo dólar, sida uu baahiyay Wargeyska Irish Indepe ndent.

Laakiin wax badan oo ka mid ah taa riikhda dadkaas iyo dhacdadaas ayaanan Dorraad meel na lagu sheegin, taas oo ah arrin walaac leh, sida uu qabo Da’uud. "Wax badan laga ma oga shirkada keyntan dadkan iyo nooca heshiis,” ayuu yiri Da’ uud. Waxaa xitaa meelna lagu sheegin dii waanka shirka daas oo laga heli lahaa ma gacyada dadkaas, tiradooda iyo deega ankii rasmiga ahaa ee ay ka yimaadeen. Laakiin waxa uu BBC u sheegay inay ha dda arri nkaas ku wadaan daraasad ay ku doon ayaan inay uga gungaaraan sheekad a Sooma alidii boqol, toban iyo lix sano kahor joogtay Du blin, magacyadooda, qoy saskooda iyo halka ay ku dambeeyeen. Waxay dadaal weyn ugu jir aan inay helaan diiwaanka shirkadii dadkan ke yntay Ireland, oo bilow fiican u noqon karta wax badan laga ogaado Soomaalidii Dublin ee boq ol iyo dhowr iyo tobanka sano kahor.

D/Kenya oo soo bandhigtay Magacy ada ,Sawirada iyo Dalalka ay u dhasheen 35 ka mida Alshabaab.

War ka soo baxay Dowada Kenya ayaa lagu shaaciyay magacyada iyo sawirada 35 ra ah oo ay sheegeen inay ka mid yihiin Alshabaabka Soomaaliya iyo Kenyaba ka howlgala.

waxaa si gaar ah loo gu e edeeyay xub naha an inay dhibaato oyin ar gagax is animo ka gaysteenIsma amuka La mu ee gobolka Xeebta. Sida ay sheegtay idaacada Starfm Wasi irka wasaaradda arrim aha gudaha iyo maa mulka qaran Prof. Kithure Kin diki ayaa sheegay in 35 qof ay xiriir la lee yihiin mal eeshiyaad sanadkii 2020-ka weerar ku gay stay saldhigga ciida mada Maraykaka ee Manda Bay ee dowlad deegaanka Lamu.

35 qof ayaa magacyadooda lagu kala sheegay :- Macallin Ayman, Ramadhan Kioko, Cab d lla ahi Banati, Andreas Martin Muller, Abu Amar, Suleymaan Maktum, Yuusuf Anau, Jamalo oo u dhashay dalka Tanzania.

Cabdiweli Yaasiin Ciise, Idiris Dhul Kifir, Silla, Ibraahim Magag, Xasane Tijana iyo Faha d oo u dhashay Bangl adesh.

Shakhsiyaadka kale ee lagu raadjooga ayaa kala ah Sheekh Ngan glangalam, Rasuul,Jana gale Huteiba oo Itoobiyaan ah.

Bashiir Mursal Maxamuud, Abu Khatal, Maa lik Alim Jone oo u dhashay Boqortooy ada Ingir iiska, Abu Saciid Abu Anan, Mzee Mashella, Warsame Cali, Maxamad Mwan jama Saalim iyo Cabdiqaadir.

Dadweynaha ayaa laga codsaday inay xog walba oo ay ka hayaan sha khsiyaadk an xirii rka la leh Al-Shabaab la soo wad aagaan laa maha ammaa nka, si loo guddo onsiiyo abaa lmarin lac ageed oo aysan dowaladda cadd eyda XIGASHO RADIO STARFM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip