HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 17-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Tuesday October 17, 2023 - 08:23:13 in Wararka by
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 17-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Ciidamada laga soo celiyay Ereteriya

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxa muud ayaa gaaray oo booqday Ciidamada Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliy eed, halka as oo ay ka soco to dib u soo celinta Ciida mada tababar ka ugu maqnaa dalka Ereteriya.

Madaxweynaha oo dul istaagay hannaanka dib u soo celinta ciidamada ayaa la dardaarm ay cutubyo Shalay dib u soo laabtay, waxa uu na la wadaagay rajada iyo hamiga shacabka Soomaaliyeed ay ku qabaan in ay ka qeyb-qaataan la dagaalanka Al-shabaab, isagoo ku bogaadiyey Taliska Ciidamada Xoogga Dalka sida ay u fulinayaan qorshaha qaran ee tayeyn ta iyo dib u habeynta Ciidamada Xoogga Dal ka.

Ciidamada dib ugu soo laabtay dalkooda ay aa ka kooban Dhulka, Cirka iyo Badda, waxay na isugu jiraan qaar sannado badan ku maq naa Ereteriya iyo cutubyo sannadkan bilowgi isa la diray kuwaas oo soo dhammeystirtay tab abarkooda, si degdeg ahna dalkooda loogu soo celiyey, taas oo meesha ka saartay duruufo ba dan oo soo food saari jiray dhallinyarada u ist aagay diifaca dalkooda, culeysna ku ahayd wa alidkii ay ka tageen iyo qarankoodaba.

Dhankooda, Cutubyadan soo noqoshadooda uu la kulmay Madaxweynuhu ayaa soo bandhig ay tayada iyo tababarka adag ee ay soo qaate en,waxa ayna muujiyeen farxaddooda ku aadd an in loo sii diyaariyey xarummihii ciidan ee ay lahaayeen, saaxiibadii ka soo horeeyey ee dalka soo gaarnay ay ka soo laabteen fasaxya dii, haatanna ay u diyaarsan yihiin gulufkii xore ynta dalka

Wafdi ka Socday Wasaaradda Haweenka XFS oo ka qeybgalay Shirka dowladaha Jaamacadda

Wafdi ay hoggaamineeyso Agaasimaha Waaxda Caruurta ee Wasaarada Haweenka iyo Horumatint Xuquuqda Aadanah ee DFS Marwo Faaduma Maxamad Cali & Lataliye Sa re ee W/Haweenka Xamz Shiikh Xuseen ayaa ka qeeyb galay Shirka dowladaha Jaamacadda Carabta Shalay uga farmay Dalka Boqortoya da Sucuu di Carabiya Magaalo Madaxdiisa Riyaad

Shirkaan ayaa wax aa looga hadlayaa Ca afimaadka Haweenka Carabta iyadoo oo diir ada lagu saaraayo sida lagu yareey lahaay dhi baatada (Cudurka Kansarka Haweenka uga dhaca Naasaha iyo Minka)

Sidoo kale Kulankaan ayaa lagu soo ban dhigay Daarasado iyo Cilmi baariis ku Aadan dhibaatada Cudurkaan uu Haweenka Caalam ka ku haayo gaar ahaan Haweenka Carabta.

Madaxweyne Xasan oo Muqdisho ka furay Shir arrin muhiim ah diirada lagu saarayo

Madaxweynaha Soomaaliya Dr. Xasan Sh.Maxamuud oo uu weheliyo R/Wasaaraha XJFS Md.Xamsa Cabdi Barre ayaaa Shalay fur ay Hannaanka jiheynta dowladnimada casriga ah ee Soomaaliya

Aqoon is-weydaarsiga hannaanka hiheynta dowladnimada casriga ah oo soconaya labo maalmood ah, ayaa wax aa ka qeyb galaya dha mmaan xubnaha Golaha Wasiirrada, khubaro caa lami ah iyo madax aqo on durugsan u leh horumarinta iyo casriyeynta dowladaha. Madaxweyne Xasan oo la hadlay wasiirrada & xubnaha kale ee ka qeyb galaya aqoon is-weydaarsiga ayaa kula dar-daarmay inay ka faa’iideystaan, waxa uuna sheegay in loo jiheysto hannaan dowladnimo oo casri ah.

Xasan Sheekh ayaana sheegay in dowlad da uu hoggaamiyo ay wado dedaallo badan ay na ku jirto dagaal, sidoo kale ka shaqeeneyso sidii loogu gudbi lahaa uguna shaqeyn laheyd dowladda hannaan casri ah oo la mid ah dowl adaha horumaray.

Agaasimihii Somali Cable TV oo ku geeriy ooday qaraxii Xalay ka dhacay Muqdisho

Allaha u naxariiatee waxaa Xalay qarixii maqaayadda Blue Sky ee M/Muqdisho ku gee riyooday Agaasimihii Tv-ga Somali Cable Cabd ifataax Macalin Nuur Qeys.

Sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa iyo saaxibadiis wuxuu ku sug naa maqaayadda uu qaraxa ka dhacay gudaheeda.

Waxaa sidoo kale qaraxaas ku dhintay dho wr qof, iyadoo ay ku dhaawac meen dad kale oo lagu qaaday gaadiidka Ambalaasta, kuwaa soo ula cararay goobaha Caafimaadka.

Wararka ayaa sheegaya in qof waxy aaba ha qarxa soo xirtay uu isku qarxiyey dad fadhi yey banaanka maqa yada oo halkaas isaga fii dsanayey. Maqaayaddaan waxay u dhexeysaa 2 Bar koontarool ee ciidanka madaxtooyada oo kala ah midka Godka Jilacow & Xaawa Taako waana meel aammaankeeda aad u adag yahay in kastoo dadka lugta ku socda aan la baarin.

Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha Dastuur ka oo khudbad ka jeediyey shirka golaha cadaaladda ururka Jaamacadda Carabta

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastu urka DFS Md.Xasan Macallim Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka golaha cadaaladda ururka Jaamacadda Carabta ee Shalay ka furmay magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq, ayaa caddeeyay in dowladda So omaaliyeed ay diyaar u tahay in iskaashi Gar soor iyo Cadaaladeed ay la yeelato wadamada jaamacada Carabta.

Md. Xasan Macallim ayaa dowladda Qiraaq uga mahad celiyay martigelinta shirka ayaa qir ay in dowladda Soomaaliyeed ay garab taagan tahay Qadiyada Falastiin ayna ka xuntahay Ciq aab wadareedka iyo barakicinta lagu haayo shacabka Gaza.

Wasiirka ayaa sidoo kale khudbadiisa ku sheegay guulaha waaweyn ee dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay ka gaareen dag aalka Khawaarijta, deegaanno badan oo laga xoreeyayna la gaarsiiyay adeegya garsoor iyo cadaaladeed, waxuuna dhammaan wadamada uga mahad celiyay taageeradooda buuxda ee ay la garab taaganyihiin shacabka iyo DFS.

Jubbaland oo Deeq bixiyeyaasha Caalamiga ah kala hadlaya ka hortaga Duufaanta El-Nino

Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee DG/Jub baland Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan M/Nairobi ee dalka Kenya ayaa yeeshay kulan hordhac u ah Shir Shalay ka furamayo halkaas.

Shirkaas oo ay soo qaban qaabi say Wasaar adda Qorsheynta Jubbaland waxaa looga hadli doonaa sidii deeq-bixiyeyaasha loogu bandhigi lahaa Howlaha hortebinta u leh Dowladda Jub baland, sida maalgashiga, amniga, ka hortagga aafooyinka sida El-Nino iyo arrimo kale oo muh iim ah.

Kulankan hordhaca ah waxaa Madaxweyne ku-xigeenka ku weheliyey Wasiirada W/ Qorsh eynta iyo Kaluumeysiga Jubbaland, W/ku-xig eenka W/Amniga Jubbaland,Wakiilka Jubbal and ee dalka Kenya, Gudoomiyaha Ga Jubba da dhexe, Agaasimeyaal iyo masuuliyiin kale.

IMF oo taageera siinaysa dalalka ay saame eyeen colaadaha oo ay Somalia ku jirto

Wasiirka Maaliyadda JFS Md. Biixi Imaan Ci ge ayaa khudbad kooban ka jeediyay Shirka Agaasimaha Guud ee IMF iyo Wasiirrada Maa liyadda Dalalka ay saameeyeen Colaadaha iyo Dhaqaalo yarida, shirkaas oo qeyb ka ah kulan ka Sanadlaha ah ee IMF iyo Bangiga Addunka

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soomaaliya ayaa hadal jeedintii saa ku saleeyay sida Bangiga Adduunka iyo IMF ay uga falcelikar aan taageerada ay u baahan yihiin dalalka uu dhaqaalohoodu saameeyay Colaadaha iyo Masiibooyinka dabiiciga ah oo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Wasiir Biixi ayaa sheegay in loo baahan yahay in la helo xal ku jaan go’an sinaan marka ay jiraan xaaladaha gaarka ah, waxa uu intaa ku daray in ay haboontahay in la tixgaliyo talooyinka iyo waxa uu dal walbo u arko in xalkiisa uu ku jiro.

Madaxweyne Qoorqoor oo shaqada ka eryey Mid ka mid ah wasiirada Galmudug

Madaxweynaha D/Galmudug Md. Axmed Cabdi Kaariye ayaa xilka ka qaaday Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee D/Galmud ug Cabdirisaaq Maxamed Maamud.

Qoorqoor ayaa faray Wasi iru-Dow laha Wasaarada Gaadiidka Iyo Duulista Haw ada Liibaan Cabdi Maxam ed in uu sii wado howlaha wasaaradda.

Qoraal kooban oo la soo dhigay bar ta Fac ebook ee madaxtooyada Gal muudug ayaa la gu shaaciyey tala abada xilka looga qaaday Wasiirka. Lama cadeynin sababaha keenay xi lka ka qaadista Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowladda Galmu dug Cabdirisaaq Maxamed Maxamud iyo waxa ay salka ku heyso. xigasho:-allbanaadir.org


C/Raxmaan C/Shakuur ” Lama Dhey alsan Karo Farriimaha Is Daba-Joogga Ah Ee Ka Imaanaya Madax da Dawladda Itoobiya”

Ergeyga gaarka ah ee madaxweyne Xasan u qaabilsan arrimaha gargaarka C/raxmaan C/ shakuur Warsame ayaa wal aac xooggan ka muujiyay ha dalkii dhowaan kasoo yeeray ra’iisul wasaara ha dalka Itoo biya Abiye Axmed ee ku waj ahnaa arrinta deked uu u helo dalkiisa. Mr. Warsame oo sidoo kale ah Md. ka tirsan golaha shacabka ayaa mada xda sare ee dalka u diray fariin ah iney san yareysan had alka Abi ye oo si Vdhab ah loo qaato, dowladd ana ay il-gaara ku heyso damacaasi.

"Lama dheyalsan karo farriimaha is daba-jo ogga ah ee ka imaanaya madaxda dawladda Itoobiya ee ku aaddan xaq u lahaanshaha in ay Ito obiya hesho meel ay Badda Cas ka gaarto” ayuu ku yiri Warsame qoraal uu ku daabacay bartiisa Facebook.

Ra’iisulwasaaraha Itoobiya ayaa dhawaan sheegay in ay xeebaha Saylac kamid yihiin go obaha ay kala dooranayaan ee ay tahay in ay Badda Cas ka gaaran.

Prof. Mahad Alla: Waxaan eersaday dagaa lkii aan la galay musuqii ka jiray jaamacad da Ummadda

Guddoomiyihii hore ee jaamacadda Ummad da, Prof Xasan Cumar Mahad alla, ayaa shee gay sababtii xilka looga qaaday in ay ahayd, dagaal uu kula jiray musuq maasuq ka dhex jiray jaamacadda Soomaaliy eed.

Prof Xasan Cumar Mahad alla, wuxuu wareysi uu bixi yay ku sheegay ka hor intii aanan xilka laga qaadin inuu xafiiska hanti dho wrka u gudbiyay qoraal uu kaga codsanayo in baaritaan la galiyo jaamacadda Ummadda.

Wuxuu sheegay shakhsiyaad kamid ah masuuliyiinta jaamaccadda inay sameeyeen wax isdaba marin.

"Dadkii aan kala dagaalamayay musuq maas uqa aan kala joogsiga lahayn, wallaahi waa joo gaan, jaamacaddaasna iyagaa la dagaa dagaa ya,” ayuu yiri Pro. Mahad Alla.

Prof Xasan wuxuu sheegay dad gudaha jaa macadda ku sugan iyo dad kaloo bannaanka jo oga inay ku qaadeen dagaal, si uu faraha uga qaado musuq ka dhex jira jaamacadda Umm adda, waa siduu hadala u dhigay.

Dhinaca kale, Guddoomiyihii hore ee jaama cadda Ummadda ayaa wax laga weydiiyay wa xa uu kala socdo, Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo kamid ahaa barayaasha jaamacadda Umm adda, oo ku biiray ururka Alshabaab.

Wuxuu sheegay in uusan waxba ka ogayn kii skaas. Wuxuuse sheegay in Nageeye uu ahaa shakhsi aad u xirxiran oo aysan is fahmi jirin in ta badan. Wuxuu tilmaamay inuu marar badan dhib saday dabeecadahiisa. Prof Mahad Alla, wuxuu sheegay markii la w aayay Nageeye in uu Booliiska nabad sugida ku war galiyay inay jaamacadda yimaadaan oo ba aritaan sameey aan, laakiin wuxuu sheegay in aan loo imaan.

Weerar qaraxyo ku bilowday oo lagu qaaday deegaan uu ku sugnaa Xildhibaan Jeesow

Dagaalyahanno katirsan kooxda Al Shabaab ayaa Habeen hore weerar ku bilow day qaraxyo ku qaaday deegaa nka Yaaqbariwe yne ee gobolka Shabeela ha Hoose, halkaas oo muddooyinkii la soo dhaafay uu ku sugnaa xildhibaan Daahir Amiin Jee sow.Al Shabaab ayaana qar axyada kad ib la sheegay in weerar toos ah ku qaadeen ciidamo dadka deegaanka ah oo hormuud u ahaa xildh ibaan Jeesow, wax aana halkaasi ka dhacay dagaal xooggan oo labada dhinac dhax maray.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa she egay in weerarka Al Shabaab uu ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah, waxa uuna xusay in ay iska caabiyeen si adagna uga hortageen we erarka kooxda Al Shabaab kusoo qaadeen.

Waxa uu sheegay in xubno badan ka dileen Shabaabkii Habeen hore weerarka ku soo qaa day, waxa uuna xusay in mey dadka kooxdii ay dileen uu wali yaallo deegaanka ayna usoo ban dhigi doon aan warbaahinta sida uu tilma amay.

Dhinaca kale xildhibaan Jeesow ayaa shee gay in ciidanka deegaanka weerarka uu kasoo gaaray dhaawacyo, waxa uuna tilmaamay in dhaawacyada la geeyay laguna daaweenayo xerada ciidamada Danab ee Balli-doogle kuy aalla. Deegaanka Yaaqbariweyne oo degto be esha uu kasoo jeedo xildhib aan Daahir Amiin Jeesow ayaa mudd ooyikii dambe waxaa ka oc day abaabul ay wadeen dadka deegaanka, ku waa oo doonayay in deegaannada beesh ooda ay ka saaraan kooxda Al Sha baab.

Jubbaland oo dil toogasho ah ku xukuntay Nin dilay Hooyadiis

Maxkamada Darajada 1aad ee Magaalada Kismaayo ee dowlad Gobo leedka Jubbaland ayaa soo geba-gabeysay kiis la xiriira dil uu Ho oyadiis M/Kismaayo ugu geystay Xasan Cab dullaahi Cabdi oo kamid ah dad weynaha Magaalada Kismaayo.

Falkan dilka ayaa ka dhacay M/Kismaayo 11-6-2023, iyada oo Xasan Cabdullaahi Cabdi uu maxkamadda ka hor khirtay dilka Hooyadiis oo lagu Magacaabi jiray Xaliimo Maxamed Cumar.

Maxkamada Darajada 1aad ee Magaalada Kismaayo oo fadhiyo kala duwan soo marsiisay kiskaan ayaa ugu dambeyn Xasan Cabdullaahi Cabdi oo 37 sano jir ah waxaa ay ku xukuntay dil toogasho ah oo ah qisaasta Hooyadiis, sida lagu shegay qoraal kasoo baxay Maxkamada.

Maxkamadda Daraajada 1aad ee degmada Kismaayo markii ay aragtay qiraalka eedeys ane Xasan Cabdullaahi Cabdi iyo marki ay ara gtay warqadda Isbitaalka dhimirka ee Dahraan laguna cadeeyay in eedeysanaha uu caafima adkiisa taam yahay, sidoo kalena ay dhageysa tay warbixinta Booli ska gaar ahaan warbixinta sarkaalka tegay goobta uu falka ka dhacay soo na qabtay eedeysanaha, isaga oo gacmaha dhiig ku leh lagu xukumay dil toogasho.

Falkii dilka ahaa ee uu Magaalada Kismaa yo ugu geystay Xasan Cabdul laahi Cabdi Hoo yadiis Xaliimo Maxa med Cumar ayaa waxaa aad uga arga gaxay Shacabka Magaalada, wa xaana Xasan la sheegay in uu muddo qurba-jo og ahaa markii dalka dib loogu soo celiyay uu dilay Hooyadiis.

Shankara Aadan Xasan oo shaacis ay in afduubkeeda uu ka danbeeyay ninkeedii hore

Shankara Aadan Xasan oo ah Haweeney Somali Kenyaan ah oo mudo 3 maalin ah afduub loo heystay ayaa Shalay dib u heshay xoriyadeeda sida ay sheegtay idaacada Starfm ee Kenya.

Ciidamada Danbi Baarista Kenya ayaa soo badbaadiyay Haweeneyda aan waxaana laga soo helay guri cidlo ah oo ku yaal Dowlad dee gaanka Miiru halkaasoo ay nolol adag ku wa jahday markii cuntada ay ciriiri ku geliyeen iya goo hal mar cuntada siin jirey.

Ciidamada ayaa howlgalka ay ku soo bad-baadiyeen haweeneydaan ka dib waxay soo qabt een ninka ka dan beeyay afduubkeeda kaasoo lagu maga caabo C/aalhi Max amed Guuleed isla markaana hore u qabi jirey hawe eneydaan.

Haweeneydaan 39 jirka ah oo lagu magaca abo Shankara Aadan Xasan ayaa warbaahinta la hadashay markii la soo badbaadiyay waxa yna sheegtay in afduubkeeda uu ka danbeeyo ninkeedii hore kaasoo si cad ugu sheegay inuu wali jecel yahay.

"wuxuu i sheegay inuu wali i jecel yahay in uu rabo inuu dib ii guursado sidaas darteedna uu afduubkaani u sameeyay”ayay tiri Shankara Aadan Xasan

Shankara Aadan Xasan waxaa laga qafaa shay Wdddada linkoni ee M/ Nairobi xili ay ku sii jeeday garoonka diyaaradaa Joma Kenyata oo ay ka shaqeyso sida maalin ka hor aan ku soo qornay mareegteena dayniiile.com.

Dhanka kale Xildhibaan Xuseen Wiitaa oo laga soo doorto ismaamulka Madheera ayaa u ga mahad celiyay hay’adaha ammaanka jawa abta degdeg ah ay ka bixiyeen afduub kaani ayna ku guuleysteen.

Mid ka mida Shaqaalaha Waaxda Dab-dami ska oo Xalay ka bad-baaday isku daydil

Warar aan helnay ayaa sheegaya in mid ka mida shaqaalaha Waaxda Dab-damiska ee Go bolka Banaadir uu Xalay maqribkii ka bad-baa day isku dil kadib markii kooxo hubeysan ay soo weerareen.

Kooxo hubeysan ayaa ku weeraray degm ada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho ku waasoo isku dayay inay dilaan balse dhaawac ayaa soo gaar ay.

Isbitaal ayaa loola cara ray waxayna ra saastu ka ga dhaceen qaarka hore walow xaaladiisu ays an dar neyn oo aysan noqon sideey rabeen kuwii wee rarka ku soo qaaday.Ninkaan oo magaci isa lagu soo koobay Jaa mac ayaa la sheegay in rasaastii madaxiisa la la rabay inay uga dhacday daanka sidasna uu uga bad-baaday


Masar oo ogolaatay inay furto Marin ka Rafax

Xoghayaha Arrimaha Debedda Maraykanka Antony Blinken ayaa Axaddii sheegay in dib loo furi doono Marinka Rafah ee ku yaalla xu duudda Gaza, kaas oo ay maamusho Masar.

Xoghayaha ayaa shee gay inay kala shaqaynay aan Masar, Israell iyo Qar amada Midoobay, sidii gargaarka loo marin lahaa marin xuduudeed kan. Boqolaal ton oo gargaar bini’aadannimo ah oo ka kala yimi dalal kala duwan ayaa ma almahanba ku xayirnaa gacanka Siinaay ee Masar, kuwaas oo ka war-sugayey heshiis dhex mara dhinacyada ay arrintani khusayso, si loo helo marin ammaan ah oo la mariyo garg aarka bini’aada nimo, iyo weliba daadguraynta dadka haysta dhalashooyinka ajnebiga ah ee ku xayiran gudaha Gaza.

Masar ayaa sheegtay inay kor u qaaday ded aallada diblomaasiyadeed ee wax lagaga qaba nayo ismari-waaga taagan. Maraykanka ayaa Axaddii u magcaabay David Satterfield inuu no qdo ergeyga Maraykanka ee hawlaha gargaar ka bani’aadanimo ee B/dhexe, isaga oo ho gga amin doona, sidii looga jawaabi lahaa xaalada bani’aadanimo ee ka taagan marinka Gaza.

Boqorka Urdun oo safar degdeg ah ku tagay Ingiriiska

Boqorka Urdun, Abdullah II, ayaa u arka in loo diido cuntada, biyaha, iyo korontada dadka rayidka ah ee aan waxba ga labsan ee Marinka Gaza "da mbi dagaal oo dunidu ay tah ay inay cambaareyso oo ay diido.” Intii lagu guda jiray kulankii uu la yeeshay R/Wasaaraha Britain Ri shi Sunak ee London, axaddii, Boqor Cabdal lah II wuxuu ka digay isku day kasta oo lagu do onayo in xoog looga barakiciyo Falastiiniyiinta meel kasta oo ka tirsan dhulka falastiin ama la barakiciyo, taas oo xadgudub ku ah sharciga caalamiga ah iyo kan bini’aadantinimada, is agoo ku baaqay baa hida loo qabo in la furo wa ddooyin bini’aad ant inimo si loo keeno gar gaar.

Wuxuu ku baaqay in daawooyin degdeg ah iyo sahay gargaar oo loo fidiyo Marinka Gaza, la joojiyo dagaa lka Qaza lagana hortago inuu dagaalku ku fido Daanta Galbeed, sida ay shee gtay Boqortooyada Urdun.

Waayeel Islaam naceyb darteed si arxan darro ah ugu dilay Wiil lix jir ahaa

Dalka Mareykanka Swaxaa ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen , ka dib markii nin waayeel ah Islaam naceyb darteed si arxan darro ah ugu dilay dalkaasi wiil yar oo 6-sanno jir muslim ahaa.

Ciidamada booliiska dalka Mar eyka nka ayaa gacanta ku dhig ay nin 71-sanno jir ah oo lagu eedeeyay in too rey ku dilay wiil yar oo lix sanno jir ahaa, halka uu dhaawacyo culus gaarsiiyay hooyada wiilka yar.

Ninkan oo lagu magacaabo Joseph Chuba, oo 71 jir ah, ayaa la sheegay in lix iyo labaatan jeer toorey ku dhuftay wiilka yar ee Muslim ah aa, kaddib markii wiilkan iyo hooyadiis uu ku weeraray gurigiisa oo ay deganaayeen qoy skan. Booliiska ayaana sheegay in wiilka yar u geeriyoday dhaawacyada culus ee kasoo ga aray tooreyda tiro beelka ah ee lagu dhuftay, halka hooyada wiilkan oo dhaawacyo culus ku yaallaan iyana lagu daweenayo goob caafimad.

War kasoo baxay booliiska ayey ku sheege en weerarkan ka dhacay gobolka Illinois uu sal ka ku hayo Islaam naceyb, waxa ayna xuseen booliiska in ay wadaan baaritaanno ku aadan kiiskan ay maleenayaan in uu salka ku hayo dagaalka u dhaxeeya Xamaas iyo Israel.

Pakistan oo sheegtay in Israel aan looga ha ri doonin xasuuqa ay ka wado Gaza

Sii hayaha xilka Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan Jalil Abbas Jilani ayaa cambaareeyay duqeynta Israa’iil ay ka wado marinka Gaza ee la go’doo miyay, isagoo ku tilmaamay falalkaasi mid "xasuuq ah”.

"Tani waa dhibaato bini’aadanti nimo, xaalad la mid ah xasuuq. Dhab ahaantii, waa xasuuq ay Israa’iil ku hayso shacabka Falastiin,” ayuu yiri Jilani.

Wuxuu intaas ku daray in mowqifka Pakistan ee taageer aya qadiyadda Falastiin uu ah aa mid joogto ah sanna dihii la soo dhaafay, wu xuuna ku boori yay Israa’iil inay ixtiraamto dha mmaan shuruucda caalami ga ah iyo sidoo kale qaraarrada Q/M ee Falas tiin, kuwaasoo aqoonsanaya xaqa ay u leeyi hiin inay aayahooda ka tasha daan.

Pakistan ma aqoonsana dawladda Israa’iil, waxayna taariikh ahaan she egtay in dhulka Falastiin ee la haysto ay tahay in la banneeyo iyadoo la raa cayo go’aannada Q/M ee ku saab san in la helo 2 waddan oo Falastiin iyo Israel.

Hadalka Jilani ayaa daba socday mudaaha raadyo kala duwan oo dalka Pakistan oo dhan ka dhacay kuwaas oo lagu cambaareeyay weer arrada Isr ael ee Gaza iyo go’doominta, kaas oo ilaa hadda ay ku dhinteen in ka badan 2,750 qof gudaha Falastiin.

Spain oo ku baaqday in RW Israel la soo taa go Maxkamada dembiyada dagaalka ee ICC

Wasiirka xuquuqul insaanka ee Dowlada Sp ain ayaa ku baaqday in Maxkamada caalamiga ah ee dambi yada ICC ay furto baarista dambi yada dagaal ee uu galay R/Wasaaraha Isr ael Benjamin Netanyahu. Waxay ku eedeysay inuu masuul ka yahay duqeymaha cirka ee Marinka Gaza iyo go’doo minta ba’an ee hor istaagtay inay si xor ah u socdaan gargaar bini’aadantini mo oo aad loogu baahnaa.

"In dilalka foosha xun ee ay u geysanayaan kooxaha hubeysan ee Falastiiniyiinta dadka rayidka ah ee Israa’iil, marmarsi iyo looga dhigo dembiyada Isra a’iil guud ahaan iyo xasuuqa Gaza, waa wax aan la aqbali ka rin,” ayey tiri Belarra

"Waxaan ka codsaneynaa la mmaan ehee na, xisbiga hantiwadaaga PSOE, in aan ka wa da shaqeyno si aan u soo bandhi gno magaca dowladda Spain codsi ku saabsan xafiiska xeer ilaalinta ee Maxkamadda Dambiy ada Caala miga ah si ay u baaraan dembiyada dagaal ee Falastiin ee Netanyahu uu galay, si da la sam eeyey dhawaan kiiska Samafale Isba anish ah oo lagu dilay dagaalka Ukraine, iyo si doo kale kuwii Xamaas ay ka geysatay Israa’iil iyo dhu lkii la qabsaday ee ka dhanka ahaa da dka ray idka ah,” ayey tiri Belarra, oo sidoo kale ku ba aqday dadaal degdeg ah oo lagu badbaa din ayo dadka rayidka ah, lagana xaajoodo jooj inta rabshadaha.

Waxay sidoo kale sheegtay in Sharciga caa lamiga ah uusan ogolayn, ayna tahay dembi da gaal talaabada Israel ku dooneyso iney gury ah ooda kaga qixiso dadka badan hal milyan oo ku dhaqan woqooyiga Gaza.

Belarra waxay sidoo kale ku booris ay Mido wga Yurub inuu joojiyo taageerada indho la’a anta ah ee Israel iyo raacitaanka Mareyk anka.

"Maraykanka iyo Midowga Yurub ma eegay aan dhinac kale ama uma dhaqmaan qaab dhe xdhexaad ah, waxay ku dhiirigelin ayaan daw ladda Israa’iil siyaasaddeeda ku salaysan mid ab-takoorka iyo xasuuqa ee si weyn ugu xad-gudban xuquuqda aadanaha,” ayay tiri. "In Xa maas loo adeegsado marmars iiyo lagu dilayo kumannaan rayid ah oo Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan carruur, waa munaafaqnimo aan la soo koobi karin oo ka jirta dhinaca Israa’iil iyo waddamada taageera” ayey intaas ku dartay.

Ka dib weerarkii dhimashada bad naa ee Xamaas ay ku qaaday Israa’iil 7-dii Oktoobar, xukuumadda Neta nyahu ayaa billowday waxa ay hay’a daha xuquuqul insaanka caalamiga ah iyo khubarada sharciga ku tilmaameen olole ci qaab wadareed ah, oo lagu duqeeyay marinka Gaza ee ay dadku ku badan yihiin, iya goo bur buriyey kaa bayaasha rayidka, iyo jarista sahay da deegaanka ee cunt ada, korontada, shid aalka, iyo sahayda kale ee muhiimka ah.

In ka badan 2,600 oo qof oo Gaza ku nool ay aa lagu dilay tan iyo markii uu billowday ololaha duqeymaha Israa’iil in ka badan hal milyanna waa ay ku barakaceen.

Jimcihii, dawladda Israa’iil waxay amar ku bixisay dhammaan dadka ku nool waqooyiga Gaza – in ka badan hal milyan oo qof – inay ka baxaan ka hor duulaanka dhulka ee la filayo, dalabkaas oo dhaliyay caro caalami ah.

Kooxaha xuquuqul insaanka ayaa sheegay in amarkan uu noqon karo dambi dagaal oo iyo in si qasab ah lagu qixiyo shacab, iyadoo aan la siin dammaanad qaadka marin ammaan ah ama dammaanad cad oo ah inay ku laaban karaan guryahooda.

Madaxweyne Biden oo ka fekeraya safar uu ku tago Israel iyo Ra’isul Wasaare Olof Scholz oo Israel tagaya

Madaxweyne Joe Biden ayaa la sheegay inuu ka baaraan-dagayo inuu maa lmha soo socda Socdaal ku tago Israel, si uu Taageero ugu muujiyo Dagaalka Israel kula jirto XAMA AS. Sarkaal ka tirsan Aqalka Cad ayaa sheegay inaan weli la gebagebaynin Qor shaha Safarka Biden ku tagayo Israel.

Maalmihii la soo dhaafay, Xoghayaha Arri maha Dibedda iyo kan Difaaca ee Maraykanka ayaa booqday Israel, xilli la gaarsiiyey Shixnad Milliteri.

Dhanka kale, RW dalka Jarmalka, Olof Scho lz ayaa lagu wadaa inuu Israel booqasho ku tago berrito oo Talaado ah. Haweeneyda Wasii rka Arrimaha Dibe dda ee Jarmalka, Annalena Baerb ock waxay isbuucii hore booqatay Israel, iyadoo Taageero u muujisay, ka dib, weerarkii Xarakada XAMAAS ku qaadeen Israel bishan

October 7-dii.


Martin Griffiths "Israel Waa iney u ho gaansantaa sharciga caalamiga ah”

Ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Q/ Midoob ay, Martin Griffiths, ayaa sheegay in loo baah an yahay gargaar si loo taageero hal milyan oo falastiiniyiin ah oo u qaxay koo nfurta Gaza.

Waxa uu ku eedeeyay Israa’iil in ay ku guul-darraysa tay inay u ho ggaans anto sharciga caalamiga ah ee bini’aa dantinimada, Wuxuu sheegay in dadka rayidka ah ay tahay inay si nabad ah ku socdaan oo aan la weerarin.

Mr Griffiths ayaa sidoo kale ku baaqay in si deg deg ah loo sii daayo Israa’iiliyiinta ay gac anta ku hayaan Xa maas. Afduubkooda ayuu ku tilmaamay mid sharci darro ah oo anshax xumo ah.

Dhinaca kale. In ka badan 1,000 qof ayaa la gu la’yahay burburka dhismay aal ku yaalla Ga za oo ay burburiyeen duqeymaha cirka ee Isra a’iil, sida ay sheegeen kooxda difaaca rayidka ee Falastiin.

Waxaa jira dhaawacyo iyo dhimasho ka mid ah dadkaasi, kooxda ayaa warbixin ay soo saa rtay ku sheegtay, waxayna intaa ku dartay in dad kale oo badan ay nolol ka soo saa reen bu rburka, 24 saacadood ka dib dhismayaal la weeraray.

In ka badan 2,670 qof ayaa lagu di lay wee rarrada Israa’iil ee Gaza iyadoo ugu yaraan 9,600 ay ku dhaawacmeen.

Dhinaca kale, Q/Midoobay ayaa sheegtay in 50,000 oo haween uur leh oo ku nool Gaza aysan awoodin inay helaan adeegyada caafim aadka aasaasiga ah

Q/Midoobay ayaa sheegtay in 50,000 oo haw een uur leh oo ku nool Marinka Gaza ay la halg amayaan sidii ay u heli lahaayeen daryeelka caafimaadka hooyada ee aasaasiga ah 5,522 ka mid ahina ay umuli donan bisha soo socota.

Putin oo talaabadii u horeysay qaad ay & Wararkii u dambeeyey dagaalka Falastiin

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay aa la hadlay dhowr hoggaam iye Shalay, kuwa asoo ay ku jiraan R/Wasaaraha Israel Benj amin Netanyahu, Madaxweynaha Falastiin Mah moud Abbas iyo Madaxweynaha Masar Abdel Fattah el-Sisi sida uu sheegay afhayeen u hadlay Kremlinka.

Putin ayaa horey ula hadlay madaxwe ynaha Suuri ya Ba shar al-Assad iyo madaxweyna ha Iran Ebrah im Raisi oo saaxiibo dhow la ah Ruu shka.

Wicitaankiisa Netanyahu ayaa noq onaya kii ugu horreeyay oo dhexmara hoggaamiyeyaa sha tan iyo markii Xamaas ay weerar ku qaadd ay gudaha Israa’iil 7-dii Oktoobar.

Hadalkiisii ugu horreeyay ee ku saabsan iska horimaadka, Putin ayaa usbuucii hore ka dha waajiyay walaac ku saabsan kordhinta masiib ada ee tirada dadka rayidka ah ee lagu dilay Isr aa’iil iyo Marinka Gaza.

Waxa kale oo uu sheegay waxa ka socda Is rael iyo Falastiin ay astaan u yihiin fashilka siya asadda Maraykanka ee Bariga Dhexe isagoo Washington ku eedeeyey iney ku guul darays atay tixge linta baahida Falastiiniyiinta.

Dhinaca kale, heyadda Caafimaadka QM ee WHO ayaa soo saartay digniin teedii ugu dam beysay ee ku saabsan xaaladda bini’aadantini mo ee sii kor dhaysa ee Marinka Gaza, iyadoo sheegtay in biyo, koronto iyo shidaal ku filan 24 saacadood oo kaliya ay harsan yihiin” ka hor inta aysan dhicin "masiibo dhab ah”

Agaasimaha Gobolka ee Hay’adda Q/Mido obay u qaabilsan Caaf imaadka ee Bariga Med iterranean-ka Axmed Al-Mandhari ayaa shee gay in dhulka la duqeeyay ee la go’doo miyay ay tahay in loo ogolaado inay helaan kolonyada gargaarka ah ee hadda ku xayiran xuduudka Rafax ee dalka Masar.

Haddii gargaarku iman waayo, dhak haatiirtu waa inay u diyaariyaan shahaa dooyinka dhima shada bukaannadoo da”, ayuu yiri Axmed Al-Mandhari.

Dhinaca kale, Seeriyada digniinta gantaalla da ayaa laga maqlay magaa lada Tel Aviv ka dib weerar gantaalo ah oo ay soo qaaday Xam aas. Israa’iil iyo Xamaas ayaa labaduba been iyay wararka sheegaya xabbad-joojin ka socota koonfurta Qaza ka dib markii ilaha ammaanka ee Masar ay sheegeen in heshiiskan la gaaray.

Sidoo kale, Israa’iil ayaa kumanaan askari, ta angiyo iyo hub geysay xayndaabka soohdinta ay la wadaagto Gaza, iyadoo la filayo in dhawa an ay billaabato duullaan dhanka dhulka ah.

Khubarada ayaa sheegaya in haddii Israa’iil sidii la filayey ay ciidamo dhulka ah u soo dirto marinka Gaza ee la go’doomiyey, inay ka jaw aabi doonto dhibaato kasta oo soo gaarta dad ka rayidka ah.

"Israa’iil waxay mas’uul ka tahay Marinka Ga za. Waxay mas’uul ka tahay dadka deggan Ga za. Hawlgal kasta oo socda waa inuu taas ku xi saabtamaa,” ayuu yiri HA Hellyer, oo ku takha susay amniga caalamiga ah kana tirsan heyad da Carnegie Endow ment for Peace Intern ational.

Hellyer waxa uu sheegay in ka saa rida Xamaas ee Marinka Gaza aanay fududayn oo ay ku iman doonto khar ash aad u badan bur bur ana la qiyaasi karin iyo nafaf badan oo la waayo.

Dhinaca kale, Xoghayaha arrimaha dibad da ee Mareykanka ayaa dib ugu laabtay Israa’ iil, kaddib markii uu socd aal ku maray lix wad dan oo ku yaalla bariga dhexe.

Antony Blinken, oo ku sugnaa Tel Aviv Kha miistii, ayaa la filayaa inuu mar kale la kulmo R/ Wasaare Benja min Netanyahu, iyo saraakiil sarsare oo kale oo Israa’iil ah.

Wararka ayaa sheegaya in uu sidoo kale wad ahadal la yeelan doono hogaa miyaha mucaar adka Yair Lapid, kaas oo go’aansaday in uu ka soo horjeesto ka qaybgalka dawladda degd ega ah ee Israa’iil.

Abdel-fatah Al-sisi "Falcelinta ciidan ka Israel ka wadaan Gaza wey dhaaf tay isdifa acid”

Madaxweynaha Masar Abdifatah el-Sissi ayaa u sheegay xoghayaha ar rim aha debed da ee Marayka nka, in Israel ay u falcelisay si aan isku dheeli-tirnayn, iyada oo qaaday weer aradii cirka ee ugu cuslaa.

"Falcelinta Israell, si weyn ayay uga duwan tahay, xaqa is-difaacidda, waxa yna keentay in ay si wadar ah u ciqaa bto in ka badan 2.3 mil lion oo qof oo ku nool marinka Gaza,” ayuu yidhi madax weynaha Masar oo shir jaraa’id la qabtay xoghayaha arrimaha debedda.

Xoghayaha Arrimaha Debedda Mar ay kanka Antony Blinken ayaa Axaddii sheegay in dib loo furi doono Marinka Rafah ee ku yaalla xuduudda Gaza, kaas oo ay maamusho Masar.

Xoghayaha ayaa sheegay inay kala shaqa ynayaan Masar, Israell iyo Qar amada Midoob ay, sidii gargaarka loo marin lahaa marin xuduu deedkan.

Boqolaal ton oo gargaar bini’aadan nimo ah oo ka kala yimi dalal kala duwan ayaa maalm ahanba ku xayirnaa gacanka Siinaay ee Masar, kuwaas oo ka war-sugayey heshiis dhex mara dhinacyada ay arrintani khusayso, si loo helo marin ammaan ah oo la mariyo gargaarka bin i’aadanimo, iyo weliba daadguraynta dadka hay sta dhalasho oyinka ajnebiga ah ee ku xayiran gudaha Gaza.

Masar ayaa sheegtay inay kor u qaaday de daallada diblomaasiyadeed ee wax lagaga qab anayo ismari-waaga taagan.

Maraykanka ayaa Axaddii u magac aabay David Satterfield inuu noqdo ergeyga Maray kanka ee hawlaha gar gaarka bani’aadanimo ee bariga dhexe, isaga oo hoggaamin doona, sidii looga jawaabi lahaa xaaladda bani’aadani mo ee ka taagan marinka Gaza.

Madaxweyne Joe Biden ka aragaxay dil loo geestay wiil lix sanno jir Falastiini ah

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Bid en iyo xaaskiisa ayaa sheegay in ay si weyn u ga argagaxeen dil arxan darro ah oo gudaha Mareykanka loogu geestay wiil yar oo lix sanno jir asal ahaan kasoo jeeda Falast iin.

Nin oday ah oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa wiilkan yar ee Falast iiniga ah ku dilay Sabtidii deegaanka Plainfield oo qiyaastii 65 KM dhanka K/Galbeed kaga toosan magaalladda Chicago ee Gobalka Illinois.

Qoraal uu soo saaray madaxweyne Biden ayuu ku sheegay in falkan argag axa leh ee ka dhacay Mareykanka uu yahay naceyb ay aad uga naxeen, waxa uuna sheegay in falkan uu yahay mid la cambaareeyo lagana naxo.

Wiilka lix jirka Falastiiniga ah ayaa waxaa dilay Joseph Czuba oo 71 jir ah , ninkan oda yga ah oo ka muuqatay Islaam naceyb ayaa wiilka ku dhuftay 26-toorey, halka uu sidoo kale dhaawa cyo culus gaarsiiyay hooyada dhashay wiilkaasi.


WAA KUWEE SADDEXDA NIN EE HORK ACAYA DAGAALKA ISRAEL AY KULA JIRTO XAMAAS?


Dhawaan ayay ahayd markii Israel mark eedii u horreysay lagaga dhawa aqay Gole Wa siirro oo Dagaal, kuwaas oo shaqadoodu noq on doonto xaalad da dagaal ee ay kula jiraan Xamaas. Golahan ayaa ka koobnaan doona sadde xda nin ee kala ah Benjamin Netanyahu, Yoav Gallant iyo Benny Gantz, iyo laba nin oo kale oo ahaan doona kormeerayaal.

Benjamin Netanyahu

BenjaminNetanyahu waa ra'iisul wasa araha Israa' iil ee hadda. Dowladdiisa ayaa waxaa saarnaa cad aadis xoog gan oo dhan ka shacabka ah si ay me esha uga saarto Xam aas kadib markii dagaalyahanadooda ay weera reen 7dii Oktoobar, uuna halkaas ka dhacay dagaal boqollaal Israa’iiliyiin ah ay ku dhinteen.

Ka hor xataa weerarkaas oo Israel naxdin ku ahaa, Netanyahu ka horba wuxuu la halgamay ay xiisad siyaasa deed oo weyn oo ka taagan dalkaas.

Xukuumaddiisa, oo ah garabka midig ee Israa'iil, ayaa la kulantay bilo caqabado sharci ah iyo mudaahar aadyo ballaadhan oo ka dha shay isbe ddello muran dhaliyay oo xaddidaya awoodda garsoorka.

Kaddib weerarkii Xamaas ee Israel, oo ahaa kii ugu dhimashada badnaa taariikhda dalkaas, Netanyahu waxaa lagu dhaleeceeyay jawaabt iisa iyo khi brad la’aanta millitari ee golihiisa wasiirrada.

Taas ayaana ku dhalisay in uu aasa aso waxa ay ugu yeedheen Golaha Wasiirrada ee Dagaalka.

Waxa ay si wadajir ah u wada hog gaamin doonaan golahan wasiirrada Benny Gantz, oo ah sarkaal sare oo mucaarad ah iyo wasiirkii ho re ee difaaca, iyo kan hadddaba Yoav Gall ant

Yoav Gallant. AMIR COHEN

Mr Gallant waa xubin ka tirsan Knesset, baarlamaanka Israel, iyo xisbiga Mr Netanyahu ee Likud. Waxa uu ahaa wasiirka gaashaandhi gga tan iyo 2022-kii.

Waa taliyihii hore ee taliska koonfu reed ee ciidamada Israa’iil, isaga oo khi brad ciidan ku biirinaya golaha wasi irrada da gaalka.

Warbixin kooban oo uu qabtay ka ddib aas aaskii golahaas, Mr Gallant waxa uu wacad ku maray in uu Xam aas ka tirtiri doono guud aha anba gob olka, iyada oo xukuumadda cusub ee lagu midaysan yahay ay ka dhawaaj isay in weerar weyn oo dhulka ah uu si dhaqso ah u bilaaban doono, kaas oo haddaba dhaqdhaaqii su socdo si looga aargoosto weerarkii ay koox da Xam aasah ku qaadday dabayaaqadii toddo baad ka hor.

Benny Gantz

Mr Gantz waxa uu ahaa ta liyahii hore ee ciidanka Israel iyo wasiirka gaa shaandhi gga. Shuruudaha uu qaybta u ga noqday dawladdan mida wga ah, waxaa ka mid ahaa in la dhiso gole wa siirro oo dagaal yar oo laga reebay xubnaha midigta fog ee isbaheysiga hadda jira, sida Wasiirka Amniga Qaranka Itamar Ben-Gvir iyo Wasiirka Maaliyadda Bezalel Smotrich.

Mr Eizencot iyo MSr Dermer ayaa sid oo kale ku biiri doona golaha wasi irada dagaalka ee shanta nin ka koo ban hab lataliye ahaan, iy adoo labadan sarkaal ee sare ay yihiin xubno "korm eer" ahaan doona.

Maxay tahay awoodda ay lahaan doonaan golahaasi?

Mr Netanyahu iyo Mr Gallant ayaa hor eba iy agu u lahaa xuquuqda ah in ay qaataan go’aan kasta oo ku saabsan dagaalka iyaga oo aan kala tashan dowladda ama Knesset, maaddaa ma ay xasaanadooda hore u haysteen.

Laakiin samaynta golahan dagaalka ayaa ka hortagi doonta eedeymaha ka dhanka ah Ne tanyahu ee ah in uu keligiis ordayo, ama uusan lahayn dad khibrad ciidan oo durugsan leh oo ka mid ah isbahaysiga talada haya.

Mr Gantz, ayaana ka mid ah sha khsiyaad ka aad isha loogu hayo maadd aama uu khibr ad u leeyahay la tacaalidda dagaalladii hore ee Marinka Gaza.

Maxaa laga filayaa in ay qabtaan?

War qoraal ah oo ay soo saartay dawladda midawga ahi ayaa sheegtay in aysan ka shaq ayn doonin wax kale oo aan ka ahayn waxyaa laha khuseeya xaaladda dagaal ee dalku galay, taas oo ah ujeedka keliya ee ay u dhisan yihiin.

Sida ku cad heshiiskaas, wasiirkii hore ee gaashaandhigga Benny Gantz iyo xubno ka tirs an xisbigiisa dhexe ayaa ku biiri doona isbah aysiga Netan yahu, oo ka mid ah dawladaha ga rabka midig ee taariikhda Israa’iil, kaas oo Gantz uu hore uga soo horjeeday.

Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka ugu weyn ee baarlamaanka, Ra'iisul Wasaarihii hore Yair Lapid, ayaa diiday inuu ku biiro midawgaas. XIGASHO:-BBC

SIDA AY XULBADU U CAAWISO RAGGA IYO DUMARKA

Xulbada

Xulbadu waa dhir-daweed waxtar badan leh waxaa ka buuxo borotiin waxayna leedahay faa ido nafaqo oo aad b alaaran. Waxaa afk -Soomaaliga lagu dhahaa xulbad, wax a uuqadda Ingiri isi da lagu dhahaa (Fenugr eek) maga ceeda sayn iskana waxa la dha ha (Trig onella foenum-gra e cum).Xulbaddu waa xubin ka mid ah qoyska Fabac eae botanical waxayna isku faamli yihiin digirta, lawska, Iyo biinaska. Xulbaddu waxay asal aha an kaso jeeda Koonfur-Bari Yurub iyo Galbe ed ka Aasiya, hadda waxa lagu beeraa waddamo badan sida India, Argentin, Masar iyo wadama da Mediterraneanka, Koonfurta France, Moro cco iyo Lubnaan.

Xulbadu waa mid ka mid ah dhirta ugu da'da weyn ee daawo ahaan loo isticmaalo, wadama da u gu badan ee u isticmaala na waxa ka mida Hindida iyo Shiinaha.Dalagga xulb adda Halkii qaaddo ama malqacad oo xulbad ah waxaa ku jira nafaqooyinkan: 35.5 oo kal oori ah, 6.4 garaam oo kaarb ohay dareed ah, 2.5 garaam oo borotiin ah 0.7 gara am oo duf an ah, 2.7 garaam oo fiber ah, 3.7 miliigaraam oo bir ah, 21 miligaraam oo macd anta magnes ium ah. 32.6 miligaraam oo foosforas ah, 0.1 miligraam faytamiin B6 ah, Faa’iidooyinka Caafimaad ee Xulbada

Faa'iidooyinka xulbadda

Xulbad Waxay sare u qaaddaa caafimaadka wadnaha. Milkiilaha Anne Dan ahy, RDN, ayaa sheegtay in maadada birta ee ku jirta xulb adda ay ka dhigayso cunto faa 'iido u leh caafimaadka wad na ha. "Dadka intooda badan wa xay ka fikiraan hilibka marka ay ka fikir aan cuntooyinka qani ku ah birta, laakiin sidoo kale waxay ku jirtaa dhirta iyo miraha sida xulbad da," ayay tiri Anne Danahy.

Macdanta iron-ta kujirto 100 grams oo xulb ada waxay labojibaar kabadantahay xaddiga jir ku ubaahanyahay maalintii.

-Xulbadu waxay caawiisaa dhibaatooyinka dheefshiidka sida calool fadhiga iyo calool xan uunka. Waxay u fiicantahay Caloosha oo waxa kujiro xaddi badan oo ah maadada faybarka (fiber) ah.

-Xulbada waxaa ku jira maaddooyin si weyn ula dagaalama caabuqa, sidaa awgeed waxa ay si aad ah u yaraysaa caburka iyo san xiran ka sidoo kale xulbaddu waxa ay soo nadiifisaa gudaha hore ee dulka sanka, waxa aanay sid eedaba u yaraysaa malaxda badan ee dulka ku abuurmaysa.

Xulbada waxaa lagu daaweeyaa caabuqa qu manka. Xulbadu waxay haga ajisaa shaqada iyo rabitaanka galmada ee ragga. Waxay ra gga ka caawin kartaa kordhin ta testosterona-ka iyo kordhin ta tirada shahwada.Xulbada waxaa lagu daaweeya nabraha ku samays ma dadka sonkorta qabo. Waxay ragga ka caa win kartaa kordhinta testosterona-ka iyo kor dhinta tirada shahwada.

Xulbada waxay korisaa timaha, Sidoo kale waxayna ka ilaalisaa siibmidda iyo go’idda.

Faaidooyinka saliida xulbadu ay leedahay waxaa ka mid ah in hooyada naaska nuujiso ay caano badan u keento, haweenka caadada ku xanuunsadane in ay ka khafiifiso oo si sahlan uga timaado. Cilmibaaris badan aya lagu shee gay in xulbadu ay badiso caanaha hooyada ma adama ay leedahay nafaqo aad ubadan

Xulbadu waxay faaido fiican u leedahay gab dhaha caatada xilliga qaangaarka maadaama ay sare u qaaddo hormoonada jirkooda ku jiro waxayna furtaa abitaytka.

Digniin: Xulbada isticmaalkeedu waxa uu khatar ku keeni karaa duma rka uurka leh maa daama oo xulbaddu soo ururiso ilmo galeenka.

Waxay xoojisaa shaqada Maska xda: waxa kujiro xaddi badan oo vitam in B complex oo ka qayb qaadato shaqada neerfaha iyo samaysan ka fariin wada yaasha neerfaha sida serotonin iyo gamma aminobutyric acid.Waxay leedahay Tamar (energy) aad ubadan maadaama uu ku

jiro kaarboheydareyt

XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip