HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 16-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Monday October 16, 2023 - 08:17:07 in Wararka by
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 16-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan "Walaa layaal Shalay kadib Wiil ama Gabar dambe yay san nooga dhiman wax ka sokeeya Jihaadka lagu ciribtirayo Khawaariijta"

Madaxweynaha dowladda fedaraalka So omaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ha been hore jeediyay khudbad dheer oo uu ka ga hadlay xaa lada guud ee dalka, gaar ah aan daga alka ka dhanka ah kooxda Al-sha baab oo ay kula jiraan ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda.

Madaxweyne Xasan Sheekh ay aa khudbadiisa ku sheegay in ciidam ada ku jira dagaalka dalka looga ciribtiraayo kooxda Shabaab inuu abaal kooda gudayo, isagoona wax laga xumaado ku tilmaamay in wiilal iyo gabdho Soomaaliyeed ay dhiigooda ku daadiyaan dagaalo beeleed ama kuwa siyaasadeed oo bilaa xabad la xalin karo.

"Ummadda Soomaaliyeed walaala yaal ciidamada geesiyaasha ah ee ku jira furima ha dagaalka aad ayay u dhibaysaa marka ay maqlaan wiil iyo Gabdho Soomaaliyeed oo ku dhima naya dagaal Siyaasadeed iyo mid qabiil, waxa an ka jeclaan lahaa inay ku dhi ntaan iyaga oo ka barbar daga alamaya oo meel kasoo wada jeystaan, sida aan horay u iri Cadaw waa hal waana Shabaab, walaal ayaal waxaan Alle hortiis idinka codsanayaa in Shalay kaddib dhiigga Wiil ama Gabar da mbe inooga daadan wax ka sokeya jihaadka lagu ciribtirayo Khawaariijta" ayuu yiri Madax weyne Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa ku dhiiragal iyay cii dan xoogga dalka yo kuwa dadka deegaanka iney ka dhabee yaan riyada dadka Soomaal iyeed oo ah in dalka guud ahaantiisa laga wada ciribtiro kooxda Al-shabaab.

"Geesiyaal waxaad iftiin u tihiin xorriyadda dadka Soomaaliyeed ee aad ka dhalateen, waxayna gura doon aan miraha nabadda ee Shalay aad dhiigiina ku tacbeysaan, waxaan idin kul dardaarmayaa ‘waa la idinku seexda aye ha seexanina" ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale ciidamada u balan qaaday inuu kula noo laanayo furimaha hore ee dagaalka, isago ona xusay in laga guul gaaray go'aankii dow laddiisa qaadatay ee ahaa la dagaalanka Al-shabaab.

"Geesiyaal waxa aan idiin ballanqa ada yaa sida aad mar hore iiga arag teen in aan idin kula noolaado safka hore ee Jihaadka, idinla qaybsado xannuunka iyo farxadda guu sha jihaadka, waxaa idiin ballanqaadayaa in aan dhamaan walaalaha ummadda Soomaali yeed idin soo daba fadhiisiyo oo idiin noqd aan Garab iyo Wehel aad dugsataan, maa lintii aynu go’aansanay in aan halgan galno ayaan guuleysa nay, waynu xaqiijin doonnaa insha allaah waana ilaalsan doonnaa” ayuu yiri Madaxweyne Xasan. Gabagabadii Madax weynaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale khud badiisa ciidamada ka ga balan qaaday iney dowladda ka heli doo naan maamuus kasta oo ay xaq ugu leeyi hiin, sida dalacsiin, bilado iyo abaal marino kale oo halgankaan ay ku muteysan karaan.

R/W. Xamse ” 30-kii sano ee Soom aaliya colaaddu ku jirtay Dunidu wax aa ay ku tal laabsatay horumarro iyo isbeddello weyn

Ra’iisul JFS Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in soddonkii sano ee ay Soomaaliya ku jirtay colaadaha iyo dowlad burburka ay adduunyadu ku tallaabsatay horumarro iyo isbeddello dunida wax ku soo biiriyey, si uu dalkeennu u xaqiijiyo kuwa lamid ahna loo baahan yahay in loo shaqeeyo si ka duwan, kana dadaal badan sidii hore.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayay shi rka heerka farsamo ee Agaasimeyaasha Gu ud ee Wasaa radaha iyo Maareeyeyaasha Hey’ad aha ee ku saabsan aqoon-is-weydaa rsiga Hannaanka Jiheynta Dowladnim ada Casriga ah ee So omaaliya, ayaa til maamay in ay laf-dhabar u yihiin ag aasimeyaasha gu ud dhaqan gelinta geeddigaas dowla dnimada casriga ah ee uu dalku u jiheystay.

Sidoo kale, Ra ’isul Wasaare Xa msa Ca bdi Barre oo ka ha dlayay daga alka lagula jiro kooxaha Khaw aarijta ah, ayaa hoosta ka xariiqay in dalka ay ka dhici doonaan isbedd ello waaweyn oo ay ugu horreeyaan ciribtirka Kha waa rijta, deyn cafinta, dhammeystirka dastuurka iyo bixitaanka ATMIS.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Xar iga Ka Jaray Labo Waddo Oo Laga Dhisay Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga ka jaray Waddada Maxamuud Xarbi ee degmada Warta Nab adda iyo waddada Cusub ee loogu Magacd aray Madax weynihii Hore ee Dalka Cali Mahdi Maxamed ee degmada Cabdicasiis.

Labadaan waddo ayaa waxaa si isxilqaan ah ku dhisay Maamulka Gob olka Banaadir oo kaash anaya shac abka degan degm ooyinka Warta Nabadda iyo Cabdicasiis.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaad iyey Maamulka Gobolka Banaadir iyo dadka deegaanka isku tashiga ay muujiyeen, taas oo ka tarjumeyso wadajir iyo wax wada qabsi shacab, isagoo qeybaha kala ee degmoo yinka Gobolka Banaadir u diray farriin ku aaddan in ay door weyn ka qaatan dib u dhiska kaabeyaasha dhaq aalaha oo ay ugu horreyso waddoo yinka muhiimka u ah isu socodka dadweynaha, kobcinta dhaqaalaha iyo bilicda Caasimadda Muqdisho

R//wasaare ku xigeenka XFS oo gud doomiyay kulan farsamo oo saa bsanaa Amniga iyo Caddaaladda

Raiisul Wasaare Ku Xigeenka XFS, Md. Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay Kulan farsamo oo saabsanaa Amniga, Cad daaladda iyo Dowladd wanaagga, kaas oo ku salaysan qiimayn ay Wasaaradda Arrim aha Gudaha, Dib U Heshiisiinta iyo Federa alayntu ka sam aysay deega annada laga xoreeyay Khawaarijta.

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa tilmaamay inXukuumadda DanQaran dhinac wado hawlgallada dalka looga xoraynayo Khawaa riijta barnaamijka dib u dejinta dadkii ka baro kacay dagaalada iyo hirgalinta ad eegyadii bulshada ee muhiimka ahaa, isla markaana ay horkacayso Wasaaradda Arrim aha Guda ha iyo Dib u Heshiisiinta oo hada soo diyaari say qiimayn lagu ogaan karo waxa hirgalay iyo inta dhiman.

Mudane Saalax ayaa xusay in hada dowl adu qaybo ka mid ah adeegyadii bulshada gaadhsiiyey deeganadii la xoreeyey, iyadoo qorshu yahay in deegaan kasta oo la xore eyo loo dhamaystiro adeegyada muhiimka ah, isla markaana dadka deegaannka wacyi galin loo sameeyo.

Wasaaradaha Caddaalada iyo Amniga Gudaha, ayaa dhankooda soo bandhigay qor shaha ku aaddan dib u dejinta deegaannada la xoreeyey, gaar ahaan hannaankii looga hir galin lahaa adeegyadii bulshada sida xaru mihii Garsoorka iyo Saldhigyadii Bool iska, si loo sugo Amniga iyo kala danbaynta.

Xisbiga Ileys”Madaxweynaha waxa an leenahay umadda Soomaaiy eed waxay ku heshiisay nidaamka mad axtinimo ee hadda shaqeeya”

Xisbiga Ileys ee uu hog gaamiyo Xildhibaan Cabdu qaadir Cosoble Cali ayaa si adag uga soo horjeestay had alkii madaxweyne Xasan Sheekh Jimcihii ka jeediyey Masjidka Shuh ad vada ee madxtooyada.


Madaxweynaha Soomaaliya oo xilkii ka qaaday guddoomiyihii jaamacad da Ummadda

Madaxweynaha dowladda federalka Soom aaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyhii Jam acadda Umma dda, Dr Xasan Cumar Mahad-Allah.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxam uud ayaa xil ka qaadista kaddib, wu xuu si kumeel gaar ah guddoomiyaha jaamacadda ummadda ugu magaca abay Dr Xasan Cismaan Gacal.

Wasiirka Waxbarashada oo ah guddoom iyaha guddiga sare ee Jama cadda Umm adda, Faarax Sheekh Cab dulqaadir ayaa faray xafiisyadda Jamac adda in ay la shaqeeyaan sii-hayaha Guddoomiyaha Jama cadda Umadda Dr. Gacal.

Lama oga xil ka qaadista lagu samee yay guddoomiyaha jaamacadda umma dda inay la xiriirto baxsashadii madaxii Kulliyadda Arri maha Bulsha dda Qey bta Saxaafadda Nag eeye Cali Khaliif oo ku biiray Alshabaab.

Guddoomiyaha Jaamacadda ee xilka laga qaaday ayaa dhowaan cabasho ka kee nay hannaanka Maamul ee Jaamacadda oo ay muuqatay in hog gaanka jaamacadda uu is qabqabsi dhanka maamulka ah ka jiray.

Hadalkaan ayuu sheegay intii lagu guda jiray shirkii arrimaha waxbara shada Soomaa liya, oo uu qabtay mac'hadka cilmi baarista Soomaaliyeed ee Heritage xigasho:-HOL

Wasiirka Cadaaladda ee XFS oo gaar ay M/ Baqdaad ee dalka Ciraaq

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastu urka ee Xukuumadda Federaalka Soo maaliya Md.Xasan Macal lim Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qeyb ka yahay xeer ilaali yaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa gaar ay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq, halkaas oo ay uga qeyb gelayaan meertada 39aad ee golaha Cadaa ladda ururka jaamac adda Carabta.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Ciraaq, Liib aan Sheekh Maxamuud (Maalin Guur), la tali yaha koowad ee safaaradda, Cabdifataax Sheekh Axmed, xoghayaha Joogtada ah ee wasaaradda Cadaalladda Ciraaq iyo mas’u uliyiin kale ayaa soo dhoweeyay waddiga uu wasiir Xasan Macallim hoggaaminayo oo Habeen hore goor dambe gaaray magaalada Baqdaad.

Shirka golaha cadaaladda ururka Jaama cadda Carabta oo furmaya maalinta berri ah ayaa looga hadlayaa arrima muhiim u ah ur urka jaamacadda Carabta iyo Caalamaka, oo ay kamid tahay la dagaalanka argagaxisada iyo horumarinta cadaaladda iyo garsoorka.

Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Das tuurka XFS, mudane Xasan Macallim Maxa muud, ayaa inta uu Ciraaq u joogo shirka wa xuu kulamo doceedyo la qaadanayaa wasiirr ada dhigiisa ah ee shirka ka qeyb gelaya.

G. Hay’adda M/M/Qaranka &Mas’uuliyiin kale oo gaaray M. Jawiil ee G/Hiiraan

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo katirsan Golaha Shacabka BJFS, Guddoo miyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA Md. Maxamuud Macal lim Cabdulle iyo Wafdi ay hoggaaminayan ay aa Shalay Gaaray Ma gaalada Jawiil ee Gobolka Hiiraan.

Ujeedka wafdigaan ayaa ah u kuurgalida xaalada bini’aadanimo ee ka jirta Jawiil ,iyadoo uu Guddoomiyaha uu booqday 15 ga ari oo sida shixnado mucaawino ah oo hay ’adda SoDMA ugu talagashay in loo qeybiyo dadka nugul ee ku nool Jawiil iyo tuuloyinka ku dhaw kuwaas oo maalmo ka hor gaaray halkaas,sidoo kale masuuliyiin taan ayaa isbi taalka Magaalada Jawiil gaarsiiyey deeq dawo ah.

Gaadidkaan oo sida Raashin, Daa wo,iyo dhar ayaa isbuucii hore waxa ay hay’adda ka soo dirtay Muqdisho, waxa ana si rasmi ah gadiidkaan Guddoomi yaha uu ugu wareej iyey Xildhibaan Abu ukaate iyo Maamulka Magaalada Jawiil.

War cusub oo goor dhow ka soo kor dhay xariga Xoghaye Ibrahim Roobow Cali

Waxaa Shalay xarunta dambi baarista booli ska ee CID laga sii daayay Ibra ahim Roobow Cali oo Dorr aad ay xabsiga dhige en ciidanka Booliska Som alia.

Ibraahim Roobow Cali oo la dhashay Wasiirka aw qaafta iyo arr im aha diinta ee DF Muk htaar Roobow Cali ayaa sidoo kale ka mid ahaa gudigii arri maha xajka ay u saartay Was aarada.

Wararka ayaa sheegaya in si guud loo fasaxay oo aan damiin lagu sii deynin, sidoo kalane aysan jirin maxka mad la saaray oo dambi ku weysay.

Wararka qaar oo horey u soo baxay ayaa sheegayey in Ibraahim Roobow Cali loo xiray arrimo la xiriiro musuq ka dhashay sidii loo maamulay soo xulida shirkadihii Xajka ee Soomaalida hase ahaatee Booliska DF ayaan ka hadlin sababta loo xiray iyo sii dey ntiisa intaba.

Ibraahim Roobow Cali ayaa Xogheyn u ah Guddiga Tartanka Adee gga Xajka san adka 2024, kaasoo uu dhowaan mag acaab ay wasiirka Diinta iyo awqaafta Somalia.

Dowlada oo guul ka sheegatay Dagaalkii Shalay

Ciidankan xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka ee ku sugan deegaanka Baruje ed oo Magaalada Ceel-buur 40 KM dhanka Guri ceel kaga began ayaa Sha lay ka horta gay weerar Khawaarijtu Shalay ku soo qaad day fariis imaha ciidanka ee deegaankaas.

Khawaarijta ayaa jab xooggan lagu gaars iiyey weerarka ay soo qaadeen waxaana ay goobta dagaalka uga carareen Meydad badan oo ay halee shay rasaasta geesiyaasha,ciidamada ayaa sidii caadiga ahayd ku sugan saldhigyadoodii.

Guddoomiyaha degmada Guriceel Faarax Cabdi Macallin ayaa xaqiijiyey in cadowgu dharbaaxo kulul kala kulmay weerarkii Shalay.xigasho:dayniile.com

Wasiir Biixi Imaan & Wafdi uu Hogaa minayo oo shir uga qayb galaya dalka Marooko

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige iyo Wafdiga uu hoggaaminayo oo ku sugan Magaalada Marrakish ee dalka Morocco ayaa kulamo gaar ah gaar ah la qaatay Masuuliyiin dowladeed iyo Hay’ado caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha Maaliyadda, qeyb muhiim ahna kulahaa arrimaha deyn cafinta iyo dib-u-haneynta Maaliy adda Soo maaliya.

Shir-doceedyadan uu galay Was iirka Maaliyadda ayaa dhamaant ood waxa ay ku qotomaan hannaanka dib-u-eegista Maaliy adda, dib-u-habeynta iyo horumarinta dhaq aalaha dalka waxaana ugu horreeya,

Wasiirka Maaliyadda XFS, Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa kulan gaar ah oo ku saabsan horumarinta Maaliyad da, dib-u-habeynta dhaqaalaha iyo taageerada Dow ladda kadib gaba-gabada hannaanka deyn cafinta waxa uu la yeeshay dhigiisa Wasiirka Maaliyadda Dowladda Qatar Mudane Ali Bin Ahmed Al-Kuwari.

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Frderaalka Soomaaliya waxa uu sidoo kale kulan miro dhal ah la qaatay Hogaanka Wafdiga Dowladda Fara nsiiska uga qeyb galaya Shirka Marra kish, Wasiir Biixi ayaa uga mahad celiyay Dowladda Faraniiska doorkii muhiimka ahaa ee ay ka cayaartay Wadamada ku bahoobay Naadiga Paris oo hannaanka deyn cafinta qeyn weyn kulahaa.

Sofoo kale Wasiirka Maaliyadda Sooma aliya ayaa kulan gaar ah la qaatay Agaasi maha Fulinta Bangiga Adduunka qeybta loo yaqaan (Africa Group 1) Dr. Floribert Ngar uko oo ay ka wada hadleen sidii Bangiga uu uga qeyb qaadan lahaa taageerada Dowla dda Soomaaliya, kadib marka uu dhamaado barnaamijka deyn cafinta oo hada gaba gaba maraya.


Halwgal lagu soo qabtay Xubno ka Tirsan Alshabaab

Ciidanka PSF ayaa shaaciyay in ay gaca nta ku dhigeen xubno ka tirsan AlShabaab oo uu ku jiro madaxii sahanka iyo sirdoonka u qaa bilsanaa a ee AlShabaab ee ku su gan buuraleyda gobo lka Bari kadib hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen halkaas.

Ciidanka PSF ayaa hawlgallo ka fuli yay deegaanada kala ah, Yucrun, Ceel ka dhul, Cascaso, Qarka xabley, Cee lka dhiciro, Gaaca iyo Conqoroo ka tirsab gobolka bari.

Hawlgaladaas waxaa lagusoo qabqabtay sadex xubnood oo uu kamid yahay madaxii sahanka iyo wardoonka ee Al-Shabaab ugu qaabilsanaa buural eyda Cali miskaad .

SSC Khaatumo oo Somaliland ku eedays ay in ay deegaano cusub ka hurinayso colaad

SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eed aysay in ay colaad ka abuurayso deegaano cusub, isla mark aana ay dad ra yid ah u qaybisay saanad ciidan.

arsaxaafadeed kasoo baxday Xo ghayaha Amniga iyo Difaaca Maa mulka SSC Khaatumo, ayaa lagaga digay colaad ay SSC sheegtay in Soma liland ka abaa bulayso deegaano cusub.

"Maamulka Hargaysa waxa uu dhawa anahanba deegaano hor leh ka abaabulayaa colaad, oo nabad lagu wada noolyahay, deegaanka Qorulu gud waxa ka socda col aad uu abaab ulayo maamulka Muuse Biixi" ayaa lagu yidhi.

Waxa warsaxaafadeedAa lagu sheegay in SSC Khaatumo ka digayso dagaalka, isla markaana ay dhinaca kale dhab u qaadana yso oo ay u diyaargaroobayso, ayna diyaar u yihiin in ay is difaacaan.

Sidookale, waxa lagu sheegay in ay bee sha caalamka ogaysiinayaan in masuuliyada colaadkasta oo dhacda ay dusha u saaran tahay Somaliland, isla markaana ay ilaalinay aan nabada iyo xasiloonida dhankooda.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa Sabtidii sheegay in xukuuma diisu anay ogolaanayn maamul laga sameeyo gobolada SSC, isla markaana ay difaacayaan dhulka Somaliland, sida uu hadalka u dhigay

Safiirka Soomaaliya ee Ethiopia ayaa kul an la yeeshay safiiradda dalalka Algeria & Congo ee Ethiopia

Safiirka JFS ee dalka Ethiopia Mudane Cabdul laahi Maxamed Warfaa ayaa kulamo kala duwan la qaatay safiirada dhiggiisa ah ee da lalka Congo iyo Algeria ee dalka Ethiopia ku waas oo kala ah Amb. Daniel Owassa iyo Amb. Mohamed Lamine Laabas.

Danjiraha Soomaaliya Md.Warfaa iyo Danjiraha Jamhuuriyadda Congo Md.Daniel Owassa ahna madaxa Golaha Amniga iyo Nabad-gelyada Midowga Africa ayaa kulank ooda kaga arrinsaday xoojinta xiriirka soo jire enka ah ee ka dhexeeya labada dal, iyagoo sidoo kale isla qaatay in Jamhuuriy adda Congo ay garab buuxa ku siina yso Jamhuu riyadda Soomaaliya iskaashiga ka dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga Africa gaar ahaan Golaha Amniga iyo Nabad-gelyada,

si looga dhabeeyo loona fuliyo qorshaha sal ka ku haya in Ciidanka Xoogga Dalka Soo maaliyeed ay si buuxda amniga dalka oo dhan ugala wareegaan ciidamada ATMIS.

Dhanka kale Danjiraha JFS mudane Cab dullaahi Warfaa iyo Danjiraha J/ Dimuqra adiga Shacb iga ah ee Algeria ee dalka Ethi opia Md.Mohamed Laabas ayaa kulankooda uga wada hadlay kobcinta iyo kor u qaa dista xiriirka iyo iskaashiga ka dhexee ya Soomaa liya iyo Algeria, iyadoo dan jire Lamine uu ballan qaaday in Dawlad diisu ay Soomaaliya si joogto ah ugala shaqayn doonto la dagaa lanka argagixisada iyo horumar inta arrimaha bulshada.

Safiir C/hi Warfaa ayaa dhigiisa Algeria uga mahad celiyay sida ay Dawladdiisu mar kasta garab istaag soo jireen ah ugu muujiso Soomaaliya, iyadoo sidoo kalena ay Algeria ku sugan yihiin muwaadiniin Soomaaliy eed oo waxbarasho iyo ganacsiba ku haysta dalkaas.

R/Wasaare Netanyahu oo korm eeray ciidamada ku sugan jiidda Gaza

Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netan yahu ayaa booqday Ciidamada Militariga ee maalmihii ugu dambeysay lagu daabulayay bannaanka hore ee Marinka Gaza.

Raysal Wasaaraha ayaa dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Difaa ca Israel ee halkaasi loo geeyay, sidii ay hawlgal uga samayn lahaayeen Gaza.

Saraakiisha Israel ayaa sheegaya in illaa saddex boqol oo kun oo askari loo diyaariyay hawlgalka dhulka ee Israel damacsan tahay in laga sameeyo Gaza.

"Waxaa socda qorshaha wejiga xigga ee hawlgalka, dhammaanteenna diyaar ayaan u nahay.” Ayuu yiri Raysal Wasaare Netany ahu.

Militariga Israel ayaa sheegay in 126 qof oo Israeliyiin ah lagu haysto Gaza, hawlg alkana ay ku soo samatabixinay aan muwa adiniintooda.

Inkastoo aanay sheegin goorta uu hawlg alku bilaaban doono, haddana waxay sheege en in hawlgalkaasi uu isugu jiri doono mid dhul iyo cirba leh.

Marka laga soo taggo la haysteyaasha reer Israel ee Gaza lagu hayo, waxaa sidoo kale jira muwaad iniin u dhashay Mareyka nka, Talyaan iga iyo Jarmalka oo gacanta ugu jira Xoogaga Xamaas.

Xamaas ayaa Israel u soo bandh igtay in muwaadiniinteeda ay ku bedel ato 4,500 oo qof oo Falastiiniyiin ah oo ku xiran xabsiyada Israel.

Xoghaye Guterres "Xaaladda Gaza waxay gaartay heer cusub oo khatar ah”

António Guterres, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa walaac xoogan ka muujiyay dadka uu Maam ulka Israel ku khasbay in ay isaga barakac aan waqooyiga Gaza, ayna gaaraan koonfurta magaaladaasi.

Israel ayaa Jimcihii in ka badan hal milyan oo qof ugu yeertay in ay muddo 24 saac gudahood ah uga baxaan waqooyiga Gaza, oo ciidamadeeda ay isku diyaarinayaan in ay ka fuliyaan hawlgal dhinaca dhulka ah.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay in xaaladda Gaza ay gaartay heerkii ugu hoosee yay ee khatar ah.

"Xaaladda Gaza waxay gaartay heer cus ub oo khatar ah.” Ayuu yiri Xog hayaha Guud ee Q/Midoobey.”

"In ka badan hal milyan oo qof in laga barakiciyo dhul colaadeed oo biyo iyo cunto aan lahayn, loona barakiciyo goob kale oo aan gabaad lahayn, oo weliba deegaanka uu go’doon ku jiro waa arrin halis ah oo aan si naba u fududayn.” Ayuu yiri Xoghayaha.

Xoghayaha ayaa sidoo kale yiri "Xitaa dagaaladu waxa ay leeyihiin sharciyo, waa in la ixtiraamaa oo la dhowraa sharciga caalamiga ah ee bani’aadantinimada iyo kan xuquuqda aadanaha.”

Xoghaye Guterres ayaa hadalkiisa ku xoojiyay "Af bani’aadantinimada ka baxsan oo colaad huriya marna lama aqbali karo. Waxaan ugu baaqayaa dhammaan hoggaam iyeyaasha inay ka hadlaan naceybka, naceybka Muslimiin ta iyo hadalada nace ybka ah ee nooc kasta leh.”

Dhanka kale Guterres ayaa Xoogaga Xamaas ugu baaqay in ay xorriyadoo da dib u siiyaan rayidka ay toddobaad kii hore ka soo qafaasheen Israel.

"Dadka rayidka ah waa in la ilaaliyo oo aan marnaba loo isticmaalin gaasha an.” Ayuu yiri Guterres.

Dowladaha Khaliijka oo Sacuudigu ugu horreyo ayaa cambaareeyay barak acinta khasabka ah Israel ee dadka reer Gaza.

Israel oo si adag u go’doomisay Gaza ayaa dhanka kale waxay ka gaysaneysaa weeraro dhanka cirka ah, oo ay ku dhinteen in ka badan 2,215 qof, halka in ka badan 8,700 oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Rabshadahan ka soo cusboona aday Bariga Dhexe ayaa si weyn u sa ameeyay bulshada ku nool gobolka, ku waa oo ka careysan gabood-falada ay Israel ka waddo Marinka Gaza iyo jawa ab la’aanta ee hog gaamiyeyaasha gobola iyo kuwa caal amkaba.

Hooyo Soomaaliyeed oo lagu afdu ubtay Nayirobi

Kooxo hubeysan ayaa la soo shee gayaa inay Nairobi ku dhex afduubteen hooyo Soomaaliyeed xili ay habeenkii khamiista u sii socotay garoonka diyaar adaha Joma Kenyata.

Hooyadaan oo Somali Kenyaan ah ayaa magaceeda lagu sheegay Hooyo Shankara Aadan Xasan waxaana lagala dagay gaari ay u qaadatay gario onka diyaaradaha Joma Kenyata ay shaqaale ka tahay.

Sida ay sheegtay Idaacada Kulmiye Darwalka haweeneyda siday ayaa u sheegay hay’adaha amaanka inay kaxaysteen haweeneyda sesex nin noo wadatay gaari uuna ku jirey nin xiran dareyska booliiska Kenya.

Darwalka wuxuu sheegay inuusan gaarigaasi lahayn taargo rasmi ah balse uu lahaa lanbar gooni u ah isla markaana uusan si fiican u arkin.

Saldhigyada Booliiska Xaafada Isiii oo lagu dhex aduubtay ayaa laga raadiyay waxayna dhamaantood sheeg een inaan loo keenin haweeneyda maqan.

Inta badan Soomaalida ayaa aad u hadal haya hooyadaan oo ilaa iyo khamiistii aan ogeyn meel lala aaday ,sidoo kale Xildhibaanada Waqooyi bari laga soo doorto ayaa wada dadaalo lagu baadi goobayo Hooyo Shankara.

Madaxweynaha Kenya ayaa sidoo kale laga codsaday inuu soo fara geliyo arintaan uuna bixiyo amaro dheeraad ah si looga badbaadiyo kooxda afduu batay .

Waxaa jira shaki madaama hooyaad aan ka shaqeyso garoonka diyaarad aha Joma Kenyata walibana ay Gana csina ku leedahay,shakiga ayaa ah arimo ganacsi la xiriira in loo afduubtay.

Iiraan oo ku hanjabtay inay dagaalka geli doonaan hadii Yuhuudu joojin waayaan xasuuqa reer Falastiin

War ka soo baxay Dowlada Iiraan ayaa lagu sheegay inay Dagaalka geli doonaan haddii Isra’il joojin weyso xasuuqa ay ku heyso shacabka aan waxba Shalaysan ee reer Falastiin.

Iiran waxay si cad u sheegtay inay xaaladdu faraha ka bixi karto ayna ka dhalan karto cawaaqib xumo ba’an sida ay sheegtay BBC-da.

"Qaramada Midobe ayay saaran tahay masuuliyada ineysan xaaladu ka sii darin”ayaa lagu yiri warkla Iiraan ka soo baxay.

Warkaan ka soo baxay Iiraan ayaa ku soo aadaya xili dhawaan kulan magaalada Dooxa uu ku dhex maray hoggaamiyaha Xamaas Ismail Haniya iyo wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan Hossein Amir-Abdullahian.

Wasiirka arimaha Dibada Iiran wuxuu aad ugu amaanay Dagaalyaha nada Xamaas weerarkii ay asbuucii hore ku qaadeen Yuhuuda isagoona ku tilmaamay guul taariikhda galay.

Senataro Mareykan ah oo ka dhuu ma naya Gantaalaha Xamaas

Hogaamiyaha Aqlabiyadda Senetka Mareykanka Chuck Schumer ayaa baraha bulshada ku sheegay in koox laba geesood ah oo Senatarro ah oo booqanayay Israa’iil ay ku carareen hoy ku yaal Tel Aviv Shalay si ay u uga gabadaan gantaalo ay halkaas ku weerartay Xamaas.

Schumer ayaa soo dhigay sawirka isaga iyo Sen. Mitt Romney oo Jamhu uri ah oo laga soo doorto Utah oo ku sugan hoyga ay kaga gabanayeen duqeynta Xamaas, iyaga iyo dad kale.

"Waxay ku tusinaysaa dhacdadan sida nolosha reer binu Israa’iil ay u adag tahay. Waa inaan siinaa Israa’iil taageerada loo baahan yahay si ay isu difaacdo,” ayuu Schumer ku yiri qoraal uu soo bartiisa Twitter.

Schumer, oo ah sarkaalka ugu sarreeya Yuhuudda ee laga soo doorto Maraykanka, ayaa safarkan u qaaday si uu taageero ugu muujiyo Israa’iil ka hor talaabo la filayo inuu Congresska Mareykanka ku ansixiyo maalgelinta wakhtiga dagaalka ee Israel iyo sidoo kale Ukraine.

Schumer, oo ka tirsan Dimuqra adiga, ayaa sheegay inuu sidoo kale kala hadli doono mas’uuliyii nta Israa’iil nooca taageerada uu waddanku u baahan yahay hawlgallada militari iyo kuwa bini’aadantinimo labadaba.

Senatarada Jamhuuriga Bill Cassidy ee Louisiana iyo Senator Jacky Rosen oo Nevada ah iyo Mark Kelly oo Arizona ah ayaa sidoo kale ku jiray safarka ay xubnaha Congreska Marey kanka ku tageen Israel.

Israel oo dhibsatay Telefishinka Alja zeera iyo golaha Wasiirrada oo go’ aan ka gaaraya

Maamulka Israel ayaa aad uga carr eesay wararka xaqiiqada ku saleysan uu baahiyo telefishinka carbeed ee Aljazeera, waxa ayna Israel dooneysaa in ay xirto xafiisyada telefishinkaasi ku leeyahay gudaha Israel.

Wasiirka Isgaarsiinta maamulka Israel Shloma Karhi,ayaa sheegay in golaha wasiirrada Israel taageero uga raadinayo go’aan la doonayo in dalk ooda uga mamnuucaan ugana xiraan xafiisyadiisa Telefishinka Aljazeera.

Waxa uu ku eedeeyay wasiirka telef ishinka Aljazeera in uu taageero ururka Xamaas ayna buun buuniyaan wararka kooxdaasi, waxa uuna intaa ku daray in telefishinkaasi uusan dhax dhaxaad ka aheyn arrimaha taagan.

Soo-jeedinta xiritaanka xafiisyada Al-Jazeera ee laga leeyahay dalka Qa tar ayaa la marsiiyay saraakiisha ama anka iyo khubarro dhinaca sharciga ah , waxaana gelinka dambe ee Shalay loo gudbin doonaa golaha wasiirrada Israel.

Telefishinka Aljazeera ayaa si weyn u baahiya wararka ku aadan dagaalka Xamaas iyo Israel, waxa uu sidoo kale tefishinkaasi baahiyaa tacadiyada iyo dhibaatada ay shacabka u geesanay aan ciidamada Isreal, kaa oo ay si weyn dhibsadeen maamulka Israel.



KUMUU AHAA YAASIR CARAFAAT, NINKII KU FIICNAA QANCINTA DADKA?


YAASIR CARAFAAT

Qareenka caanka ee Reer Israa'iil Joel Singer, ayaa sheegay inuusan waligiis arag qof ugu fiicnaa gorgor tanka wanaagsan Yaasir Carafataat, wuxuu dadka ka dhaadhicin jiray inuu aakhirka guulaysan Zdo ono. Mar kii qof kastaa daree may in wada-hadalku heerkiisii u dambeeyay gaadhay, waxa hadhayna ay tahay tanaasul, Carafaat waxa uu si lama filaan ah u kordhin jiray dalabaadkiisa.

Haddii heshiis la saxeexo maalinta xigta, Car afaat wuxuu isku dayi lahaa inuu naftiisa u tana asulo ugu badnaan maalin ka hor.

Hadalkii Yaasir Carafaat ee Qaramada Mido obayYaasir Carafaat

Noofambar 13, 1974-kii waxay muhiim ad gaar ah u leedahay nolosha Caraf aat. Maalintaas, xarunta Qaramada Mid oobay ee New York ayaa aad loo adkeeyay am maanka.

Yaasir Carafaat, madaxii ururka xore ynta Falastiin, ayaa lagu casuumay inuu khudbad ka jeediyo dhammaan fadhiga golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay, waxay ahayd markii ugu horreysay ee qof aan ummad hoggaaminin uu maamuuskan helo.

Nabiil Shaath oo ay aad isugu dhawaayeen Carafaat markii dambana noqday wasiirkii arrimaha dibadda ee ugu horeeyey ee ma amulka falastiini yiinta ayaa maalintaas xusu usta ayaa yiri "Carafaat waxa uu markii ugu horaysay qirtay wax aanu hore u qiran, waxa uu gabi ahaanba ka xiiray gadhka oo uu xidhan jiray suudh cusub, suudhkiisa kaakiga ah si tax adar leh ayaa loo feereeyay, waxa uu u muu qday mid aad u qurux badan"

Shirkii Qaramada Midoobay

Image caption,

Shirkii Qaramada Midoobay

Laantii Saytuunka ee Carafaat

Maalintaas ayuu Carafaat si toos ah u soo gaaray xarunta Qaramada Mido obay diyaarad Helicopter ah oo ka soo qaaday garoonka New York.

Isla markaana kolonyada baabuurtu waxay ku sii jeedeen hotelka Waldorf Astoria, si ay mucaaradka Carafaat ugu ekaysiiyaan inay ku sii socdeen hudhe elkooda.

Carafaat waxa uu maalintaa khudba diisa ku soo afmeeray laba weedhood oo xusuus mud an. Waxa uu yidhi, "Waxaan halkan la imid laan saytuun ah iyo qorigii xorriyadda ee laanta say tuunka ah yaanay gacmahayga ka dhicin”

Maalintii xigtay, khudbadda waxaa cinwaan looga dhigay wargeys kasta oo adduunka ka soo baxa, iyadoo sag aal maalmood gudaho oda ay Qara mada Midoobay soo saartay qara ar tirsigiisu yahay 3237, taasoo u ogolaaneysa kormeerayaasha PLO ee Qaramada Midoobay.

Sidii uu amnigiisa uga taxadari Jiray

Carafaat ma jeclayn inuu timaha xiirto, wajigiisu wuxuu u ekaa inuu u baahan yahay maydh ama waji dhaq degdeg ah.Alan Hart oo wax ka qoray taariikh nolole edka Carafaat ayaa yiri "Carafaat aad buu u gaabanaa, qiyaastii 5 cagood 4 inji ama laga yaabee in ka yar, meel kasta oo uu joogo ama wax kasta oo uu samaynayo, weligii ma fadhi isan."

"Carafaat wuxuuu qof taxadar badan,inta aanu fadhiisan waxa uu hubin jiray gees kasta oo laga soo toogan karo, si lama filaan ah ayuu noo joojin jiray oo fadhigiisii u badali jiray is agoo sheekaynaya, marna ma aannu weydiin sababta" ayuu yiri Hani Xasan, la taliyihii siyaasadda ee Carafaat.

Salaan qaadasho

Salaan qaadasho Guur ka oo uu ka daahay Diblo maasi hore oo Hindiya ah iyo xoghayihii hore ee Qar amada Midoobay Chinmoy Gharekhan ayaa fursad u helay inuu dhowr jeer la kulmo Carafaat.

"Waxaad dhihi kartaa waxaan la kulmay Carafaat marar badan sabab too ah waxaan u joogay Gaza anigoo ku hadlaya magaca Qar amada Midoobay. Wuxuu noqon karaa mid aad u 'soo jiidasho leh' markuu rabo," Gharekhan ayaa sidaas yidhi.

Isagoo ka sheekaynayey guurkii daahay ee Carafaat waxaa uu sheegay Gharekhan "wux uu guursaday goor dambe gabar la yiraaahod Suha, Suha waxay ahayd gabar masiixi ah hal ka Carafaat-na haa Musli Sunni ah, Suha waxay aad u jeclahayd Carafaat, waxayna dhal een gabar hada kortay, waxay ku noolaayeen guri ku yaal Qaza oo laba dabaq ah, xaaskiisa iyo gabadhu waxay ku noolaayeen dabaqa lab aad halka Carafaat uu ku noolaa kan koowaad"

Booqashadiisii Masar

IMAGESOURCE,CHINMAYA GARE KHAN

Image caption,

Booqashadiisii Masar

Dharka ciidamadda ee Carafaat

Yaasir Carafaat mar walba waxaa la arki jiray isoo xiran dharka ciidan ka, ma jeclayn uu xirto suudh iyo tay waayo wuxu uu arkeyey dhaqan reer galbeed,wuxuu ahaa mid u eg faqiir beeralay Falastiini ah waana sida u jeclaa inta badan ee noloshiisa sida ay sheegeen Barry Rubin iyo Judith Kolp Rubin, oo wax ka qoray taariikh nol oleedkii Yaasir Carafaat.

Labiskiisa wuxuu mid gaara uma ekeyn sidii Khumeyni, Hafiz Assad, Saddam Hussein iyo Osama Bin Laden oo muuqaal ahaan qurux badanaa ,waxaana lagu muujiyey sharwadayaa sha ugu weyn ee filim qarsoodi ah oo Hollywo od ah, oo leh hami ah inay qabsadaan addu unka oo dhan.

Waxaa loo arkay mid caado u ah Carafaat inuu dhexda ku xirto bost oolad,laga yaabee inu u fakarayey amnigisa, laakiin waxa kale oo xusid mudnayd inuu lahaa dhaqamo gaara.

Sitaram Yechury, hogaamiyaha xisbiga shu uciga ee Marxist, ayaa fursad u helay inuu la kulmo Carafaat dhowr jeer isagoo ka hadlayey wuxuu yiri "Carafaat sida Fidel Castro waxa uu caado u lahaa in uu laabta igu duubo, mar aan Qaahira joogey markii uu laabta igu duubay, waxa aan fursad fiican u helay in aan la soo baxo bastooladii uu dhexda ku xidhnaa, waxa aan ku idhi maxaad u diidaysaa.

iska jir, qof baa si fudud bastoolad aada ula soo bixi kara, wuxu igu yiri sir baan kuu sheeg ayaa in aanay xabadi ku jirin bastoolada, waxa aan waydiiyay maxaad bastoolada u haysataa? Carafaat ayaa yidhi, "Maaddaama aan basto olad haysto, dad badan oo doo naya inay i toog taan, boqol jeer ayay ka fikiraan intaanay sid aas yeelin." Carafaat

Jacaylkii uu u qabay malabkaSuxufiga caanka ah Shyam Bhatia ayaa dhowr jeer fursad u hel ay inuu la kulmo Yasser Arafat, mar wareysi uu la yeeshay wuxuu ka xanaaqay Bhatia.

Saxafiga oo ka sheekaynayey waxy aabihi la yaabka lahaa ee ka aray dhaqankii Carafat ay aa xusay ayaa yiri "waa adkayd in la waraysto Cafaraata xilligaas balse waxaan saxiib la noqday shaqalihiisa, waxay igu yiraahdeen ha ddii rabto inaa Carafaat waraysato u keen dha lo malab ah, si aan u warayasto, waxaan way diiyey isaga ma waraysan karaa xaaskaaga?

Markii uu hadalkaas maqlay ayuu Carafaat aad u cadhooday, waxa uu ku yidhi – Sidee ba ad ugu dhiirratay in aad xaaskayga uga hada sho, isla markiiba qolka ka bax ayuu igu yiri, waxaanse ku iri waxan ku keenay dhalo malab ah anigoo argagaxsan ka dibna qolka ayaan ka baxay,markii an imi hotelka yga waxaan rabay inaan xiro alabaka qolayga,waxaan maqlay gar aac xoog leh o alaabka ah, Laba ka mid ah ilaa lada Carafaat ayaa taagnaa bann aanka, wax ay i saareen baabuurka waxayna igu celiyeen isla gurigii Carafaat"

"Markii albaabkii layga furay Carafa at ay aaba taaagan waxa ay la taagnayd gabadh aad u qurux badan, Wuxuu yidhi - tani waa xaask ayga Suha. Waxaan ku idhi, waad ii cadhoo na ysaa. Waxay yiraahdeen – xanaaq aasi waa be en. Waad nala joogtaa oo wax nala cuni karta, aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay malab ka ayey igu yiraahdeen,waxayna Carafaat iyo xaaskiisu igu casumeen bariis, xum mus, fuud ari ah, salad iyo khudaar, laba saacadood aya an la qaatay." Ayuu yiri Shyam Bhatia.

Qoyska Carafaat

Qoyska Carafaat

Deeqsinimadii Carafaat

Romesh Bhandari, oo mar soo noqday wasi irka arrimaha dibadda Hindiya, ayaa dhowr jeer fursad u helay inuu la kulmo Yaasir Caraf aat, wuxuuna xusay in carafaat ahaa nin naxa riis badan, waxaan mar isag kula kulmay Tunis, hase ahatee intii aan shirku dhamaan waxaan ka war helay in wiilkeygii uu aad u xanuunsa nayo safarkaygii ayaan soo gaabiyey waxaana ku laabtay Hind iya,balse wuu geeriyooday wii lkaygii, Carafaaad oo ka war helay geeridiisa ayaa isoo diray dhambaal tacsi ah.

XIGASHO:-BBC


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip