HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHAXAD 15-KA OKTOOBAR 2023-KA

0
Sunday October 15, 2023 - 08:10:02 in Wararka by
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHAXAD 15-KA OKTOOBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

R/w/ku xigeenka XFS oo sheegay in DFS ay ka go’an tahay xaqiijinta doorka haweenka ee ma tallaadda goleyaasha dowladda

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuum adda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay ka go’an tahay xaqiijinta doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin siyaasadda iyo matallaaddooda ku aaddan goleyaasha dowladda.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad looga hadlayey waafajinta sharciga dalka ee qoondada matallaadda haweenka ee boqolkiiba 30, ayaa ku ammaanay haweenka Soomaa iy eed ee ku jira goleyaasha dowladda dad aalka ay ugu jiraan in dumarku ay si fiican uga dhex muuqdaan siyaasadda dalka.

Mudane Saalax ayaa tilmaamay in Haw eenka Soomaaliyeed ay halbowle u yihiin horumarka iyo dib u soo kabashada Soom aaliya, gaar ahaan dagaalka cadowga lo oga xoreynayo dalka iyo dhinacyada kala duwan ee adeegyada bulshada.

Kulanka oo ay soo qaban-qaabiyeen Kutladda Haweenka ee Golaha Shacabka ee BFS, ayaa waxaa ka qeyb galay Gudd oomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlam aanka F.S Mudane Cabdullaahi Cumar Ab shirow, Wasirro, Xildhibaanno iyo masuuli yiin ka tirsan goleyaasha dowladda.

Gud. Madaale oo kumanaan shacab ah kala qeyb galay Duco & xus loo same eyay Shuhadadii ku naf-wayday dhacd ooyinkii murugada lahaa ee 14-October 2017 & 29-October 2022

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ah na Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yu usuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay we hliyaan Kuxigeenada G/Banaadir iyo Xog hayaha Guud ayaa kumanaan shacab ah kala qeyb galay Duco iyo xus loo sa mee yay Shuhadadii ku naf-waayay dhacdooyinkii murugada la haa ee 14-October 2017 & 29-October 2022 ee ka dhacay Isgoyska Soobbe ee Magaalada Muqdisho, taasi oo ay Kha wa arijta ku xasuuqeen maato aan waxba Sha lay san oo isugu jiray Waayeel, Car uur, Haween iyo Dhalinyarro. Isku soo ba xa Bu lsho ee loogu ducee nayay Shuh adada ay aa dhiig shubis loogu sameeyay Ciidanka Xooga dalka iyo kuwa difaaca Shacabka, iyadoona Bulsh ada Gobolka Banaadir ay cod dheer ku taageereen Da gaalka Sife ynta Khawa arijta ee ka socda guud ahaan dalka, kaasi oo uu hormuud u yahay Mada xweynaha JDFS Md Dr. Xasan Sheekh Maxamuud.

Dowladda oo ka hadashay Macalinkii Ja amacadda Umadda ee u baxsaday Al Shabaab

Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo kamid ahaa macalimiinta wax ka dhiga Jaama cadda Umadda ee maamusho dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan la oggaaday in uu u goos tay kooxda Al Shaba ab uu fikir ahaan horey u taageer sanaa.

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Md.Axmed Macallin Fiqi oo Habeen hore ka hadlay munaasabad ka dhacday magaa lada Mu qdisho ayaa layaab ku tilmaamay abwa anka u goostay Al Shabaab ee wad daniya da beenta ah kusoo galay maga al ada. "Dorraad ayay ahayd nin halkan nala joo gay oo Abwaan noo sheegtay oo wad dani noo sheegtay ayaa hal mar waxaa la yiri waa tegay gabayadiisii marka dib loo fiiri yay aniga maba dhageysan jirinee, wa aba la yaabay sida uu ninkaan dadka u dhex jo ogay” ayuu yiri wasiir Fiqi.

Wasiirka ayaana xusay in gabayada ninkan ka muuqdaan in uu xagjir weyn a haa , isagoona isweediiyay in gabayada ninkan tiriyay kaliya hadda lasoo daayay, ama horey loo dhageestay oo aysan dadku fahmin.

Waxa uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha in ilaah mahadiis ay tahay in nink an abwaanka sheegtay haddii uusan mad ax isku dhax-qarxin, waxa uuna xusay in suurto gal noqon laheyn inta yiraahdo ga bay ayaan tiriniyaa madax badan isku dhax-qarxiyo.

"Alxamdulilaah, haddii uusan isku keyn qarxin ilaahey fadligiisa ayay aheyd intuu isku rakibo oo meeshaan oo kale uu yiraa hdo gabay ayaan tirinayaa oo isku kaaya qarxin” Ayuu yiri wasiir Axmed Fiqi.

Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in muddooyinkii lasoo dhaafay jireen saraakiil katirsanaa hay’adaha amniga oo u bax saday dhinaca Al Shabaab, waxa uuna ca deeyay in uu jiro isku milan dowladda iyo Al Shabaab, isagoona farta ku fiiqay dow laddii hore,.Dowladdii hore ee madaxwey ne Farmaajo ayaa lagu eedeeyay in nidaa mka dowliga ay soo dhax-galisay xubno ka tirs anaa Al Shabaab, kuwaa oo qaark ood dib ugu laabteen Al Shabaab ,halka kuwa kalana ay wali is qarinayaan.

Q/Midoobay iyo MSF oo ka deyriyey xaalada M/ go’doonsan ee Gaza

MSF ayaa ugu baaqday Israa’iil inay ilaa liso aagagga nabdoon ee waqooyiga Qa za.H ay’adda samafalka ee Dhakhaatiirta aan xuduuda lahayn (Medecins Sans Fron tieres, ama MSF) ayaa soo saartay cods igeedii ugu dambeeyay iyadoo uu ku egya hay waqtiga kama dambaysta ah ee ay Isr ael u qabatay dadka rayidka ah inay ka ba xaan waqooyiga Gaza.

"MSF waxay ku baaqaysaa in aagagga nabdoon ay ku nagaadaan waqooyiga iyo xabbad-joojin joogto ah.” ayuu yiri.

Isra’iil waxay sheegtay inay isu diyaarina yso hawlgal "hawo, badda iyo berriga” isku dubaridan oo ay dhisayso ciidamadeeda "iyadoo xoogga la saarayo hawlgallada mu hiimka ah ee dhulka.

"Waxaan aad uga walaacsanahay ma siirka kuwa aan awoodin inay dhaqaaqaan, sida kuwa dhaawaca ah, kuwa jiran iyo shaqaalaha caafimaadka oo aan ka baq ano in la tirtiro marka loo eego hadallada ay soo saareen mas ’uuliyiinta militariga Is rael,” ayey warkee da ku sheegtay MSF

Dhinaca kale, Hay’adda Qaramada Mid oobay u qaabilsan carruurta ayaa ku baa qaysa xabbad-joojin degdeg ah iyo garg aar bini’aadannimo oo la soo geliyo Mar in ka Gaza, iyadoo sheegtay in boqol laal kun oo carruur ah iyo qoysaskooda ay bil aab een inay ka qaxaan waqooyiga Qaza.

UNICEF waxay sheegtay in carruurta iyo qoysaska Gaza ay si dhab ah uga dha mmaadeen cunno, biyo, koronto, daawo iyo helitaan ammaan ah oo isbitaallada, ka dib maalmo colaadeed iyo goyn dhamaan waddooyinka saadka.

"Xaaladdu waa masiibo, oo ay ka jiraan qaraxyo aan kala joogsi lahayn iyo koror ballaaran oo barakaca carruurta iyo qoy saska, Ma jiraan meelo ammaan ah,” ayay tiri Agaasimaha Fulinta ee UNICEF Cath erine Russell.

UNICEF waxa ay sheegtay in shaqaa laheedu ay sii wadayaan wax ka qaba sh ada baahiyaha muhiimka ah ee carru urta ku nool marinka Qaza, laakiin gelitaan ka ayaa noqonaysa mid aad u adag oo khatar ah. Hay’addu waxay she egtay in shaqaa la ha UNICEF ay joogi do onaan koonfurta Gaza si ay u sii wadaan taageerada ay sii yaan carruurta u baahan.


Shir dalalka waa weyn ay ku yeesheen Ankara oo lagu taageeray dagaalka Alshabaab

Qaar ka mida Dalalka dhaqaale ahaan iyo awood ahaan dunida ugu saameynta ba dan ayaa kulan ay ku yeesheen Magaa lada Ankara ee dalka Turkey waxay kagahadleen xaalada Soomaaliya.

Dalalkaan uu kow ka yahay dalka mar tida loo yahay Turkey ayaa si buuxda wax ay isugu raceen inay taageeraan dagaalka Dowlada Soomaaliya ay kula jirto Alsh abaab islamarkaana uu hogaaminayo Mad axweynaha Soomaaliya Xasan Sh .Maxa muud. Dalalka kulanka yeeshay wax ay ka la yihiin Mareykanka, Turkey, Britain, Imaar adka iyo Qadar kuwaasoo si weyn u lafa gurey dadaalka Dowlada Soomaaliya ay muuji say marka la eego horumarka ay ka samey say la dagaalanka alshabaab.

Dowladahaan waxay isla meel dhigeen inay Dowlada Soomaaliya ka caawiyaan amniga gaar ahaan dagaalka hada ka soc da qeybo badan oo ka mida Gobolada Soomaliya.

Dowladaha Turekey,Mareykanka iyo Im aaraadka hore ayay uga muuqdeen ga rab istaaga ay dowlada u muujiyeen mar ka la eego dhanka Amniga halka labada dal kale iyagana dhanka mashaariicda ay horaba uga taageeri jireen Soomaaliya.

Qoraal ay soo saartay wasaarada arim aha dibada Turkey ayaa lagu faahfaa hiyay shirkaan,dalalka isugu yimid iyo wax ay ka wada hadleen intaba.

Madaxweyne Saciid Dani iyo Mucaar adkiisa oo mar kale ay ka dhex qarax day

Iyadoo dhawaan la hadal hayay rajo ah inay is fahmaan Madaxweynaha Puntland Saciid Dani iyo Mucaarad jkiisa islama rkaana la filaayay in habka doorash ada labada dhinac midk ood kan kale u tana asulo ayay arintu mar kale laba qaraxday.

Saciid Dani oo laba bilood ku dhawaad ka maqnaa Garowe ayaa ku soo laabtay Dalka xili saacado uun ka hor mucaaradk iisa ay ugu baaqeen inuu doorashada xiligeeda ku qabto kana dhigo sidii hore wax loogu dooran jirey madaama aysan suurtagal ahayn in qof iyo cod Madaxweyn aha iyo ku xgeenkiisa lagu doorto,taasina ay tahay qorshe Saciid Dani ku doonayo mudo kororsi markii laga gaari waayo.

Madaxweyne Saciid Dani ayaa Dorraad Mada xooyada khudbad uu ka jeediyay u jawaabay mucaaradka isagoona ku gacan sayray dalabkooda wuxuuna ku cel iyay mowqifkiisii ahaa in doorashadu qof iyo cod tahay islamarkaana uu waqtigeeda ku qaban doono.

"mudada noo hartay waa nagu filan tah ay waana noo sahlan tahay inaan qab ano doorasho qof iyo cod ah,waana ku qaban eynaa taariikhdii iyo maalintii ay hore ugu asteysneyd” ayuu yiri Madaxweyne Saciid Dani.

Mar uu ka hadlayay qolooyinka Mucaar adka ayuu ku eedeeyay inay doonayaan inay dib u dhac ku keenaan horumarka Do wladiisu sameeysay ee ah in doora shada laga gudbo habka qabaliga ah loona gud bo habka xisbiyada, isagoona ugu ba aqay inay xisbiyada ku soo tartamaan.

"fursad waad heysataan wali asxaabta ku biira kuna tartama adinkoo xisbiyo hoga aminaya”ayuu yiri Saciid Dani

Madaxwenaha ayaa sheeay in jadwalka doorashada laga sugaayo guddiga doora shooyinka ee PEC.

Booliiska Jubaland oo fashaliyay Miino oyuin wadada lagu aasay.

Ciidamo ka tirsan Booliiska Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa la soo shee gayaa inay Shalay fashaiyeen Miinooyin lagu aasay Deegaano ku dhaw Magaalada Kismaayo ee Xarunta Jubaland.

Ciidamada ayaa helay

miinooyinka xili ay ku jireen howlgalo

dhanka amniga ah waxayna ka heleen miin ooyinkaan inta u dhexeysa deegaan ada Buulagaduud iyo Janaay Cabdalle oo ka wada tirsan gobo lka Jubbada Hoose.

Sarkaal ka tirsan Booliiska Jubaland oo lagu magacaabo dhamme Shukri Faarax Ducaale ayaa saxaafada u sheegay inay ka war heleen goobta lagu aasay miino oyinka ka hor inta aysan u dhaqaaqin howl galka ay ku soo saareen.

Sarkaakaan ayaa Kooxda alshabaab ku eedeeyay inay ka danbeeyaan aasida miinooyinkaasi,wuxuu intaasi ku daray inay doonayeen sidii ay shacabka ugu dhiba ateyn lahaayeen.

Mucaaradka Puntland oo si adag uga hor-yimid hadalkii kasoo Madaxweyne Deni

Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee maam ulka Puntland ayaa si adag uga jawaabay hadalkii uu Habeen hore jeediyay madax weynaha Puntland Siciid Deni oo uu ku sheegay in doorashada 2024 lagu qaba nayo nidaam ka qof iyo cod.

Dallada ay ku midaysan yihiin mucaa radka Puntland oo shir ku yeeshay Garoo we ayaa gebi ahaanba ka horyimid in doorashada 2024 lagu qabto hannaanka xisbiyada badan ee qof iyo cod.

Mucaaradka ayaa mar kale ku celiyay in madaxweyne Deni uu mudda kororsi sharci-darro ah ka dhex raadinayo nida amka doorashada qof iyo cod si uu xuk umka u sii joogo taasina aan marnaba la aqbali karin.

Dallada ay ku midaysan yihiin mucaar adka Puntland ayaa sidoo kale sheegay in aysan aqoonsanayn ku dhaqanka wax ka beddelkii lagu sameeyay dastuurka Puntl and oo ay ku tilmaameen mid sharciga baal-marsan.

Dowladda Imaaraatiga oo gacanta ku haysa ciidamada PMPF ee Puntland ayay sidoo kale u direen cabasho ka dhan ah PMPF waxaana ay sheegeen in ciidankaas madaxweyne Deni u isticmaayo mudda kororsi.

Hawlgallo ka dhan ah Alshabaab oo ka socda G/Sh/Dhexe

Wararka imanaya go bolka shabeelada Dhexe ayaa sheeg aya in Ciidamada x oogga dalka iyo kuw a deegaanka ay Haw lgallo ka wadaan deg mada Runirgood ee gobolka shabeelada Dhexe.

Ciidankan ku sugan degmada Ruunir good gobolka shabeelada Dgexe , ayaa ah qayb ka ah kuwii lagaabaabulay Muq disho iyo deegaanada kaleee gobolk aas ee doonaya inay ka qayb qab qaataan agaalka ka dhan ka ah Alshabaab.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga dalka uto kueaa degaa naka ee Hawgalada ka wada baeaaxyiga degmada Runirgood ee gobolka shabeela da Dhexe ayaa ku sii jeeda xadka U dhexeya Galgaduud & shabeeladaa Dhexe kuwaas oo damacoodu yahaay in dib ugu laabayana Farumihii dagaalka ee hore loo soo babeeyay

Hase ‘ahaatee ‘ DFSS ayaa sheegtay in Ciidamada Dawlada & kuwa degaanka ay dib ugu laabanayaan degaanadii hore looga qabs aaday Alshabaab balse ciidanka dawlada ay isaaga soo bexeen.


SIDA UU XAMAAS U AASAASAY IMA AMKAAN NAAFADA AHAA EE AAN FA RNA NUUXIN KARIN


Sheekh Axmed YaasiinXIGASHADA

Sheekh Axmed Ismaaciil Xasan Yaasiin. Waxa uu ahaa aasaasihii ururka Xamaas ee Falastiiniyiinta iyo urur siyaasadeed kale.

Yaasiin waxa kale oo uu ahaa hog ga amiyaha ruuxiga ah ee ururka. Xamaas ayaa caan ka dhex noqotay bulshada falas tiiniyiinta ka dib markii ay dhiseen isbitaalo, nidaam waxbarasho, maktabado iyo ade egyo kale, balse waxa ay sidoo kale sheeg atay mas’uuliyadda tiro weeraro ismiidaa min ah oo lala bee gsaday Israa’iil, taasoo keentay in dowlad aha reer galbeedka ay ku tilmaamaan urur argagixiso.

Yaasiin, oo ahaa naafo indhaha aan saf iican waxba uga arag, ayaa waxa uu ku rsiga curyaanka saarnaa tan iyo markii uu shil galay isaga oo 12 jir ah, waxaana duq ayn ku dilay duuliye Israa’iili ah oo wa tay diyaarad helicopter ah sannadkii 2004-tii.

Dilkiisa oo ah weerar galaaftay nolosha dad gaaraya sagaal qof, ayaa soo ded ejiy ay dhaleeceyn badan oo Israa'iil lagala dul dhacay.

Dad badan oo indha-indheeya arri maha Falastiiin ayaa soo jeed iyay in falkaasi uu si xun u saameyn doono geed di-socodka nabadda. 200,000 oo fala stiini yiin ah ayaa ka soo qaybgalay aaski isa. 200,000 oo falastiiniyiin ah ayaa ka soo qaybgalay aaskiisa.

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Axmed Yaasiin waxa uu ku dhashay al-Jura, oo ah tuulo yar oo u dhaw magaala da Ashkelon, xilligii uu Ingiriisku xuku ma yay Falastiin.

Taariikhda dhalashadiisa si dhab ah loo ma oga, balse baasaboorkiisa Falastiin wa xaa ku qornayd inuu dhashay 1 Jana ayo 1929 kii, inkasta oo uu sheega nayay inuu dhab ahaantii dhashay 1938 dii. Aabihii Cabdullaahi Yaasiin, wuxuu dhintay isagoo saddex jir ah, waagaas kadib waxa xaafa ddii uu degganaa loogu yaqaanay Axmed Sacda oo ah magaca hooyadiis, Sa cda al-Habeel, kaas oo loogu yeedhi jiray sabab too ah aabihii waxa uu dhintay isaga oo yar. Yaasiin waxaa la dhashay afar wiil iyo laba gabdhood. Isaga iyo qoyskiisa oo dhan waxay u qaxeen Gaza, gaar ahaan xerada al-Shati ka dib markii tuuladiisii ay qabsadeen Ciidamada Israel intii lagu jiray

Dagaalkii Carabta iyo Israa'iil ee 1948 dii.

Sanadkii 1958 kii ayuu dhammaystay waxbarashadiisii dugsiga sare, isagoo bil aabay shaqo macalinimo ahayd, labaatan jir markii uu gaaray ayuu ka qayb qaa tay mudaaharaadyo lagaga soo horjeeday du ulaankii saddex geesoodka ahaa ee lagu qaaday Masar sanadkii 1956kii, waxaana beryahaas soo baxday codkarnimadiisii iya doo dhallinayrada iyo dadkoo dhamba ay u soo joogsan jireen khudbadihiisii soo jiida shada badnaa taasoo keentay inay daba galaan nabadsug iddii Masar oo waagaa ka talin jirtay gacanka Qasa.

Sheekh Axmed Yaasiin

Sanadkii 1965 kii ayay xabsiga u taxa abeen nabadsugida Masar iyagoo ku eede eyay inuu xidhiidh la leeyahay ururka Ikh wa anulmuslimiinka ,isa goo xabsi keli ah ku jirey mu ddo bil ah.

Sanadkii 1967 kii mar kii ay Israa'iil wada qabs atay dhulka Falastiin oo gacanka Qasa ku jiro, ay uu bilaabay inuu ku guub aabiyo da dka khudbadihiisii dhiiri galinta ahaa ee uu kaga soo horj eeday gumaysiga Israa'iil ee dhulkoodii bo obay, isagoo isla markaana ururin jirey ka almooyin la siiyo qoysaska la ga shahiid ay iyo kuwa laga xiran yahay wuxuuna mar kii dambe madax ka noqday kulanka Islaam ka ee gacan ka Qasa.

Dhaqdhaqaaqyadiisaasi waxay ka cadhaysiiyeen Israa'iil, taasoo keentay in sanadku markuu ahaa 1982 kii la xidho, laguna xukumo 13 sano oo xadhig adag ah, hase yeeshee 1985 kii ayaa lagu sii da ayay iswaydaarsi maxaabiis oo dhex mar ay dawladda Israa'iil iyo Jabhadda Shacbi ga Xoraynta Falastiin "Hoggaanka Guud".

Sanadkii 1987 kii ayuu Sh. Axmed Yaa siin kula heshiiyay koox ka mid hoggaam iyayaasha Islaamiga ah ee leh fikirka Ururka Ikhwaanulmuslimiinta aasaasidda urur Islaami ah oo la dagaalama Israa'iil, ururkaas oo loo bixiyay "Dhaqdhaqaaqa Is kacaabinta Islaamiga ah" oo marka la soo gaabiyo loogu yeedho "Xamaas".

Wuxuu qayb laxaad leh ka qaatay kacd oonkii waqtigaas ka bilawday degaanada Falastiiniyiinta, kacdoonadaas oo loogu magac daray kacdoonkii Masaaj idka, laga soo bilaaba waqtigaana waxa uunoqday Aabaha Ruuxiga ah ee dhaqdhaq aaqaas XIGASHO:-BBC

António Guterres: Xaaladda Gaza waxay gaartay meeshii ugu darneyd

António Guterres, Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey ayaa walaac xoogan ka muujiyay dadka uu Ma amulka Israel ku khasbay in ay isaga barakac aan waqo oyiga Gaza, ayna gaaraan koonfurta mag aal adaasi.

Israel ayaa Jimcihii in ka badan hal milyan oo qof ugu yeertay in ay muddo 24 saac gudahood ah uga baxaan waqooyiga Gaza, oo ciidam ade eda ay isku diyaarina yaan in ay ka fuliya an hawlgal dhinaca dhulka ah.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoo bey ayaa sheegay in xaaladda Gaza ay ga artay heerkii ugu hooseeyay ee khatar ah.

"Xaaladda Gaza waxay gaartay heer cusub oo khatar ah." Ayuu yiri Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey."

"In ka badan hal milyan oo qof in laga barakiciyo dhul colaadeed oo biyo iyo cu nto aan lahayn, loona barakiciyo goob kale oo aan gabaad lahayn, oo weliba deegaa nka uu go'doon ku jiro waa arrin halis ah oo aan si naba u fududayn." Ayuu yiri Xog hayaha.

oghayaha ayaa sidoo kale yiri "Xitaa dag aaladu waxa ay leeyihiin sharciyo, waa in la ixtiraamaa oo la dhowraa sharciga caal amiga ah ee bani'aadantinimada iyo kan xuquuqda aadanaha."

Xoghaye Guterres ayaa hadalkiisa ku xoojiyay "Af bani'aadantinimada ka baxsan oo colaad huriya marna lama aqbali karo. Waxaan ugu baaqayaa dhammaan hogga amiyeyaasha inay ka hadlaan naceybka, naceybka Muslimiinta iyo hadalada naceyb ka ah ee nooc kasta leh."

Dhanka kale Guterres ayaa Xoogaga Xamaas ugu baaqay in ay xorriyadooda dib u siiyaan rayidka ay toddobaadkii hore ka soo qafaasheen Israel.

"Dadka rayidka ah waa in la ilaaliyo oo aan marnaba loo isticmaalin gaashaan." Ayuu yiri Guterres.

Dowladaha Khaliijka oo Sacuudigu ugu horreyo ayaa cambaareeyay barakacinta khasabka ah Israel ee dadka reer Gaza.

Israel oo si adag u go'doomisay Gaza ayaa dhanka kale waxay ka gaysaneysaa weeraro dhanka cirka ah, oo ay ku dhin teen in ka badan 2,215 qof, halka in ka ba dan 8,700 oo kalena ay ku dhaawa cmeen.

Rabshadahan ka soo cusboonaaday Bariga Dhexe ayaa si weyn u saameeyay bulshada ku nool gobolka, kuwaa oo ka careysan gabood-falada ay Israel ka wad do Marinka Gaza iyo jawaab la'aanta ee ho ggaamiyeyaasha gobolka iyo kuwa caalam kaba.


WAA TEE BADDA AY DOONEYSO ITOO BIYA EE AY SHEEGTAY IN JIRITAA N KEEDU KU XIRAN YAHAY?


Itoobiya

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ah med ayaa sheegay in helitaanka bad gaar ahaan badda cas ay tahay arrin muhiim u ah jiritaanka dalkiisa. Hdal ay dad badan u fasirteen inuu yahay colaad lala galo waddanka dariska la ah ee Eritrea ayuu ku sheegay in loo baahan yahay inay wadaha dalo sax ah oo ay galaan.

Abiy ayaa hadalkaan ka yiri khudbad laga sii daayay talafshinka oo uu kula ha dlay baarlamaanka dalkiisa.

Itoobiya ayaa noqotay waddanka ugu balaaran Afrika ee aan lahayn bad, tan iyo markii ay ka go’day Eritrea sanadkii 1993 dii, iyada oo ku tiirsan waddanka ay daris ka yihiin ee Djiboutu oo ay kala soo daga an %85 badeeAcooyinkooda.

"Bad cas iyo wabiga Niil ayaa qeexa Itoobiya; waxay asaas u yihiin horumarka Itoobiya,” ayuu Abiy u sheegay baarlama anka isaga oo ku booriyay inay ka xishoon mawduucaan.

Hadalka Abiy eek u saabsan badda ay aa dood iyo saadaalin ka dhex abuuray dadka Itoobiya eek u xariira baraha bulsha da taas oo ay la is weydiinayo halista u uku keeni karo heshiiskii ay wada gaareen Abiy iyo madaxweynaha Eritrea Isias Afe worki oo ahaa in la soo afjaro colaadda da ba dheeraatay ee u dhaxaysay labada wad dan, Heshiiskaas ayaa dhacay sanad kii 2018 kii.

Ciidamada Eritrea ayaa ka barbar dagaa lamay kuwa Itoobiya xilligii ay dagaaka ku la jiree ciidamada Tigray kaas oo ka dha cay wuqooyiga dalka Itoobiya.

Itoobiya ayaa sidoo kale horaan sheeg tay inay dhisaneyso ciidmadeeda badda.

Abiy ayaa shee gay in takado ku yaa lla Eritrea, Djibouti iyo Somaliland ay yi hiin kuwa ay ku heli karaan si nabad ah.

Abiy ayaa dhanka kale ka dhawaajiyay suuragalnima da dib u midow dhexmara iyaga iyo Eri trea, kaas oo noqon kara nidaam fadaraal ama mid iyaga oo kala madax banaan ay si guud dusha hal dawlad uga noqana yaan, iya sidoo kale in suuragalnimada in ay is dhaafsadaan dhul iyada oo Itoobiya iibineyso sahmiyo kamid ah mashruuca ay ugu magac dartay Mega Dam ee wabiga Niil. Dhawaan saraakiil sarsare oo Itoob iyaan ah oo ka hadlay arrinka la xriira tak ada ha ayaa sheegay in istaraatiiji ah ay san habooneyn, maadaama aan taageero laga haysan shacabka gobolada ugu waa wayn ee Itoobiya sida Oromia iyo Amhara.

Eritrea ayaan arrintaan wali hadal ka dhiiban.

Itoobiya

Ciidanka Badda Itoob iya Itoobiya oo ah waddan aan lahayn wax bad ah ayaa sann adihii lasoo dhaafay ku howlanaa dhi smaha ciidamada badda, kuwaasoo laga leeyahay ujeeddooyin muhiim ah.

Tan iyo horraantii 1990-meeyadii, Itoob iya ma lahayn ciidamo badeed oo shaqe eya, inkastoo waddanka uu horay u lahaa awood ciidan oo dhanka badda ah.

Islamarkii uu Abiy Axmed noqday Ra'I isul Wasaaraha Itoobiya 2018-kii, wa xaa howlihii uu guda galay ka mid ahaa inuu ka shaqeeyo sidii dib loogu soo nooleyn lahaa cududda ciidanka badda ee waddankiisa.

Wakaaladda Wararka Fanaa ee ku hadasha afka dowladda Itoobiya ayaa soo xigatay Mr Abiy oo sheegaya in dib u ha beynta militariga ay tahay "in lala jaan qaa dsiiyo dunida isbaddalka degdegga ah sa myneysa, sidoo kalena ku tallaabsan eysa horumarka dhanka dhaqaalaha iyo siya asadda".

Itoobiya ayaa la aaminsan yahay in ay isku dayeyso sidii ay saameyn dhanka awoodda ah ugu yeelan lahayd gobolka dhinaca bari ee Badda Cas ayna la ware egto illaalinta amniga marinnada ba dda ee ay isticmaalaan maraakiibta ganac siga ee Itoobiya Inta badan maraakiib

XIGASHO:-BBC

WEERAR CIIDAMADA ISRAEL KA FULIYEEN KOO NFURTA LUBNAAN OO DHIMASHO SABABAY

Telefiishanka Hezbollah ayaa sheegay in rasaas xooggan oo la is weydaarsaday xadka Lubnaan ay la wadaagto Israa’iil ee dhulka lagu muransan yahay ee ku yaalla xadka Suuriya ee buuraha Golan ee Isr aa’iil ay haysato. TV-ga Al-Manar ayaa sheegay in dagaalyahanada Xisbullah ay duqeeyeen fariisimo ay Israa’iil ku leeda hay beeraha Chebaa iyo buuraha Kfar Chouba.

Waxay ahayd duqeymihii ugu dam bee yay ee ay isweydaarsadaan ciidamada Isr ael iyo dagaalyahanada Xisbullah tan iyo sabtidii lasoo dhaafay kadib weerarkii Xam aas ay ku qaaday koonfurta Israel.

Milateriga Israa’iil ayaa sheegay in ay duqeymo ka fuliyeen Lubnaan ka dib mar kii ay rasaas kala kulmeen kooxda Xisb ullah.

Beeraha Chebaa waxaa Israa’iil ka qab satay Suuriya intii lagu jiray dagaalkii 1967

Duqeymaha Israa’iil ay ka geysatay tuu lada Shebaa oo ku taalla koonfurta dalka Lubnaan ayaa waxaa ku dhintay laba qof oo rayid ah oo u dhashay dalka Lubnaan, sida uu duqa magaalada u sheegay wak aaladda wararka ee AFP.

"Nin iyo xaaskiisa ayaa gurigooda lagu dilay duqeymo ay geysteen Israa’iil,” ayuu yiri Mohammad Harb oo AFP la hadlay.

Dhimashadan ayaa timid hal maalin ka dib markii Israel duqeymo ay ka geysatay koonfurta Lubnaan ay ku dileen ugu yaraan hal wariye kuna dhaawacmeen lix qof.

Madaxweyne Muuse Biixi oo si kulul ugu Jawaabay Puntland

Madaxweynaha Soomaaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa khubad uu Shalay ka jee diyay madasha dhaqaalaha ee Somal iland waxa uu kaga hadlay Xaalada Soo maal iland & Dad uu sheegay in ay Cadow ku yihiin Soomaaliland.

Muuse Biixi ayaa sheegay in maamulka Puntland uu doonayo inuu "Somalilandbalaarsi kaga qaato,

Dhul hab bee laysan .

Sidoo kale Madaxweyne Md.Biixi ayaa ku baaqay in abaalkiisa laga waraa biyo waxa uu ku tilmaamay "cadowga moodaya in Somaliland oo la weeraro ay fud udayhay”.

Hadalkan Muuse biixi ayaa kusoo aad aya iyadoo Habeen hore uu hadal jeedin same eyay Madaxweynaha Puntland isla marka ana uu caddeeyay in Puntland ay difaac ayso SSC oo ay wada dagaalameen Soomaaliland.


Macbarka Rafax oo Shalay la furayo si loo badbaadiyo Nolosha Muwaadiniin Mareykan ah

Dowladda Mareykanka ayaa wada dedaalo ay ku dooneyso in lagu badbaa diyo nolosha muwaadiniin heesta dhala shada dalka Mareykanka oo ku xayiran qeybo kamid ah magaalada Gaza.

Ilo Diblomaasi ayaa sheegay inay dowl adaha Maraykanka iyo Masar isla gaareen qorshe lagu furayo Macbarka Rafax ee isku xira Masar iyo dhulka Falastiin.

Qaar ka mid ah Falastiiniyiinta haysta dhalashada Maraykanka ee ku xayiran magaalladda Qasa ayaa waxay E-mailo ka heleen waaxda maareynta xasaradaha Qunsulliyadaha ee hoos tagta wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka (CACMS) oo lagu wargeliyey furitaanka macbarka Rafax iyo inay ka soo gudbi karaan Ra yidka iyo shisheeyaha ku go’doonsan mag aalada Qasa ee cunaqabataynta iyo Cola aduhu ku socdaan.

Tiro u dhexeyso 500 ilaa 600 muwaad iniin Maraykan oo badankooda asalkooda Falastiin yahay ayaa ku xayirnaa magaal ladda Qasa ilaa Sabtidii la soo dhaafay oo ay dagaalamayaasha Xarakada XAMAAS weerar ka geysteen gudaha Israel.

Magaalladda Qasa ayaa waxaa ku so cda duqeymo xooggan oo lagu garaac ayo, waxaa sidoo kale magaalada ka so c da barakac baahsan ay sameenayaan dadka noloshooda kala baxsanaya duqey maha Israel ku wado magaalada Gaza iyo go’doominta magaallada la galiyay.

Wajiga 4-aad ee Baasaboor Qaadash ada Kenya oo Isniinta bilaabanaya

Dadkii hore u dalbaday Baasaboorada Ke nya ayaa lagu wargelinayaa in maalinta Isn iinta uu bilaabanyo wajiga 4-aad ee qaadashada Baasaboorada.

Aqbaartaan war gelinta ah waxaa shaa ciyay Waaxda socdaalka ee dalka Kenya sida ay sheegtay idaacada Star-FM.

Waaxda socdaalka ee dalka Kenya waxay sidoo kale shaacisay inay diyaar yih iin baasaboorro gaaraya 13, 290 oo ay inta u dhexeysa Isniinta ilaa Khamiista qaa dan karaan dadkii codsaday.

Baasaboorrada hada diyaarsan oo la daabacay kaliyana in dadkii lahaa la siiyo u baahan ayaa ah 13,290 waxayna u kala leeyhiin caasimada iyo Gobolada sida hoos ku xusan:-

Nairobi 6,021.

Eldoret 1,386

Embu 1,398

Kisii waa1,201

Nakuru 801

Kisumu 1,262

Mombasa 1,221.

Israel oo 24 gudahood duqeyn ku xasuu qday 320 Falastiiniyiin ah

Dad Falastiiniyiin ah oo ku dhaawac may duqeymaha ay Israa’iil ka geysatay magaalada Deir el-Balah ayaa la dhigay isbitaalka Al-Aqsa.

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay duqe ymo ay Israa’iil ku garaacday guri ku yaalla aaggaas, sida uu sheegay xafiiska warbaa hinta ee Wasaaradda arrimaha gudaha Falastiin.

Dhinaca kale, Moshammed Edwan, oo 16 jir ah, ayay ciidamada Israel ku toogt een degaasnka Tulkarem, oo waqooyi galb eed ka xigta daanta galbeed, sida ay shee gtay wasaaraddu.

In ka badan 320 falastiiniyiin ah ayaa la gu dilay 24-kii saac ee la soo dhaafay, du qeymo ay diyaaradaha Israa’iil ku qaad een kolonyo gaadiid ah oo ka baxsanayay Magaalada Gaza, kuwaasoo oo ay ku jir aan haween iyo carruur badan sida ay she egeen saraakiisha caafimaadka.

Khasaaraha sii kordhaya ayaa imaan aya iyadoo Israa’iil ay sii waddo duqeym aha Gaza maalin kadib markii ay u sheeg tay 1.1 milyan oo qof oo deggan woqooy iga Gaza inay u jiheystaan dhanka koonfur eed ka hor weerar dhulka ah oo soo socda kaasoo jawaab u ah weerarkii Xamaas ee gudaha Israa’iil todobaadkii hore.

Ugu yaraan 2,215 falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay 8,714 kalena waa lagu dhaawa cay weerarrada cirka ee Israa’iil ay ku qaa day Qaza. Tirada dadka lagu dilay Israa’iil ayaa gaartay 1,300, iyadoo in ka badan 3,400 ay ku dhaawacmeen.

Daanta Galbeed ee la haysto, tirada Fal astiiniyiinta ee ay Israa’iil ku dishay usb uucii la soo dhaafay waxay kor u dhaaftay 50 qof in ka badan 1,000 kalena waa la dhaawacay, iyadoo boqolaal kalena waa la xiray.

Iran oo digniin adag u jeedisay Israel

Dowladda Iran ayaa Israel ugu yeertay in ay joojiso dembiyada dagaal ee ay ka waddo Marinka Gaza, haddii kalena ay la kulmi doonto iska caabin xoog leh.

Wasiirka Arrimaha Dib adda Iran, Hossein Am ir-Abdollahian ayaa ka digay inaanay Israel joojin weerarada ka dhanka ah dadka reer Gaza, haddii kalena uu dagaalku ku fi di doono Bariga Dhexe.

Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlay Caasimadda Beirut ayaa sheegay in Xoog aga Xisbullah ee ka arrimiya koonfurta Lu bnaan ay ku soo biiri doonaan dagaalka, isla-markaana ay Israel la kulmi doonto sida uu yiri gariir weyn.

"Waan ogahay saamaynta Xisbullah, tallaabo kasta oo iska caabinta ay qaadi doonto waxay sababi doontaa dhulgariir weyn oo ku dhaca Maamulka Sahyuun iya dda." Ayuu yiri Wasiirka.

"Waxaan rabaa inaan uga digo inta ay goori goor tahay maamulkan iyo kuwa taa geera inay joojiyaan dembiyada ka dhanka ah dadka rayidka ah ee Gaza, haddii kal ena ay noqon doonto mid aan la mahdin." Ayuu sii raaciyay Wasiirku.

Dhanka kale Boqortooyada Sacuudiga ayaa hakisay wada hadalada uu garwad eenku ka yahay Mareykanka ee lagu caad iyeynayo xiriirka Israel.

Wararka ayaa sheegaya in Riyadh ay Washington ku wargelisay inaanay sii wadi doonin wada hadaladaasi, illaa iyo inta ay xiisaddan taagan tahay.

Sacuudiga ayaan aqoonsanayn Dowla dnimada Israel, iyadoona Mareyk anku uu muddooyinkii ugu dambeysay waday dada alo lagu hagaajinayo xiriirka labada dhinac.

Madaxweynaha Iran, Ebrahim Raisi iyo Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Mohammed bin Salman oo Arbacadii khad ka teleefanka ku wada hadlay ayaa isla rog rogay xiisadda ka soo cusboona atay gobolka.Labada hoggaamiye ayaa si dhow uga wada hadlay baahida loo qabo in la soo afjaro dembiyada dagaal ee ka dhanka ah Falastiiniyiinta.

Mohammad Jamshidi oo ah La taliyaha Siyaasadda ee Madaxweyne Raisi ayaa sheegay in hoggaamiyeyaasha ay fahams an yihiin taageerada weyn Mareykanka ee Israel in ay Israel u horseedi doonto amni darro iyo burbur.

Waa markii ugu horreysay oo dhina cy adu ay khadka teleefanka ku wada hadla an, tan iyo markii Tehran iyo Riyadh ay bi shii March dib u soo celiyeen xiriirkooda diblomaasiyadeed, ka dib toddobo sano oo uu xumaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip