
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHTALAADO 3-DA OKTOOMBAR 2023-KA
Aas Qaran oo Shalay Muqdisho Looga Sameeyey Duqii Hore ee G.Banaadir Marxu um Cali Ugaas Cabdulle Madaxda Qaranka oo Tacsiyadeysay Geeridiisa
Allaha u naxriistee waxaa Shalayd M/ Muqdisho ku geeriyooday oo lagu Aasay,Marxuum Xaaji Cali Ugaas Cabdulle, oo hore u ahaan jiray guddoomiyihii hore ee G/ Ba naadir ahaana siyaasi,Ruug Cadaa ahaawaxaana geerida saxaafadda u xaqiijiyeen eheladiisa.
Cali Ugaas Cabdulle ayaa waxaa uu xilal kala duwan ka soo qabtay dalkaSoomaaliya .
Marxuumka waxaa Geeridiisa ka Tacsiyee yay Mas’uuliyiin ka Tirsan DFS sida Madaxwe yne Xsan Sh.Maxamuud iyo R/ wasaare Xam se Cabdi Barre.
"Inna lillaahi wa inna ilaayhi raajicuun Alle ha u naxariisto Duqii hore ee M/Muqdisho Cali Ugaas Cabdulle oo ahaa Siyaasi ruug caddaa ah & Nabaddoon door weyn ka soo qaatay na badda, dib-u-heshiisiinta iyo samata bixinta dad ka soomaaliyeed,” ayuu yiri Madaxweyne Xas an Sh. Maxamuud oo Tacsi u dirayey ehelka uu ka baxay marxuumku.
Waxaa aaskiisa kasoo qayb galay mas'uuli yiin dawladeed oo badan oo ay ka mid yihiin R/wasaare ,Guddoomiyaha baarlamaanka Soo maaliya, Sh.Aadan Madoobe, Gud/yaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/hi, Guda G/ Benaadir Yuu suf Xuseen Jimcaale (Madaale), masuuliyiin ho re oo uu ka mid yahay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh.Sharif Sh. Axmed iyo dadwey ne kale oo badan oo ay ka mid yihiin Culum ada, dhaqanka iyo shacab intaba.
Haddaba Kumuu ahaa Xaaji Cali Ugaas Cabdulle?
Haddaba maxaan ka naqaan taariikhda Allaha u naxariistee Cali Ugaas Cabdulle, maxaase lagu xasuustaa Shaqada Cali Ugaas?
Ugaas All aha u naxariistee Xaaji Cali Ugaas Cabdulle wuxuu sannad kii 1938-dii ku dhashay tuulo la yiraahdo Cad-caddeey oo ka tirsan G/ Sh/Dhexe isla halkaas ay uuna kusoo qaatay wax barashadiisa hoose halka uu M/Muqdisho uu ku qaatay inta kale.
Waxbarashadiisa ka dib wxuu Xaaji Cali ka soo shaqeeyay Xirirkii Guud ee Ururrada Shaq aalaha Soomaaliyeed.
Bilowga sannadkii 1987 ayaa loo magacaab ay Gud/yaha Gobolka Benaadir isla markaan ah duqa M/Muqdisho. Wuxuu xilkaas hayey tan & bishii Jannaayo ee sannadkii 1990-kii,taas oo ka dhigan muddo qiyaastii 3 sano oo xiriir ah.
Waxaa burburay dawladdi Soomaliyeed san nadkii 1991-dii, wuxuuna intaa wixii ka dambe eyay Xaaji Cali ka mid ahaa dadkii waxgaradka & siyaasiyiinta ahaa ee ka shaqa bilaabay arr imaha nabadda. Wuxuu kasoo qayb qaatay dedaalladii u horeeyay ee dub u dhiska Soom aaliya burburkii ka dib, wuxuuna ka mid ahaa dadka ka qayb qaatay shirkii Carta, "wuxuu hor muud ka ahaa shirkii carta oo uu ka mid ahaa guddiga golaha dhaqan ka ee shirkaas hogaam inayey,” ayuu yiri Cali Gaabow Gacal oo ay soo wada sheqeeyeen Allaha u naxariistee Xaaji Cali oo isaga laftiisu horey xilal ugasoo qabtay dawladda Soomaaliya.
Sannadkii 2002-dii Waxay dawladdi ku meel gaarka ahayd ee uu madaxweyn aha ka ahaa Cabdiqaasin Salaad Xasan u magacowday mar kaole, Guddoom iyaha Goboka Benaadir.
Jagadan wuxuu hayey tan iyo sannad kii xig ay ee 2003, waxaase sannadkii 2006-dii loo ma gacaabay qunsulka Soomaaliya u fadhiya Taly aaniga, shaqadan oo uu hayey tan iyo sannad kii 2009-kii.
Oday Dhaqameed/Ugaas
Ka sokow inuu ka soo shaqeeyay Siyaasad da isla markaana uu xilal kala duwan soo qab tay xilliyo kala duwan; Cali Ugaas Cabdulle wuxuu ah aa Nabadoon ama Oday Dhaqameed, wuxuuna xil ka Ugaasnimada uga da mbeeyay Allaha u Naxari istee Aabbihiis oo Ugaas ka ahaa Beelaha Muddulood, wuxuuna shaqadan bulshada u h ayey tan iyo inta uu ka soo Barbaarayey Wiil kiisa oo hadda ah Ugaas.
"Weligiisba wuxuu ahaa dhaqanka oo Aabb ihiisbaa Ugaas ahaa, Ugaaska ha ddana isa gaa dhalay,”ayuu yiri Cali Gaabow.
Tani waa sababta uu dhanka dhaq anka u ga qayb qaadanayey dedaalladii dib u dhiska dawladnimmadii Soomaali ya, isaga oo sida aan korba kusoo xusn ay hurmuud ka ahaa Nabadoonnadii dha qanka ee shirkii carta.
Tan iyo markii ay soo idlaatay shaq adiisii Qunsulnimo ee uu Talyaaniga ka hayey, Cali Ugaas wuxuu u guuray dalka jarmalka halkaas oo uu ku noolaa wixii ka horeeyay tan iyo laba sano oo uu Muqdisho kusoo laabtay.
Shakhsiyadda Cali Ugaas
Cali Gaabow Gacal oo ay Aqoon isu laha ayeen isla markaana BBC-da uga warramay shakhsiyadda Cali Ugaas, wuxuu ku tilmaamay "nin masaalaxa ka talis ah oo dhaqan iyo siya asad labada isku ah”.
Waxa uu Cali Gaaboow noo sheegay in uu aad ugu xirnaa culumaa’udiinka kana shaqayn jiray fidinta iyo u adee gidda Diinta Islaamka, "wuxuu ahaa nin Culuma Udiinka iyo Ahlu Dari iqada aad ugu xiran oo ka qayb qaata Fidinta Diinta iyo Dariiqada,” ayuu Cali ku tilmaamay.
"Wuxuu ahaa Sama ka Talis marka la soo koobo” ayuu yiri Cali Gaabow. Oo u waramay ey Idaacadda Laanta Afka Somaaliga ee BBC-DA Cali Gaaboow
Ragii lagu waayey musuqa oo Dorraad lasii daayey iyo go’aan kale oo ka soo laabtay xukunka
Eedeysanayaashii ay dhageysiga dac wad oodu socotay 2da bilood ee 7baadkii la soo dhaafay maxkamadda G/ Bana adir ay sheegtay in dambiga la gu waa yey ayaa Dorraad laga sii daayey xabsiy adii ay ku xirnaayeen. Xubnahaan oo xabsiga ku ji ray tan iyo Khamiistii la soo dhaafay oo max kamaddu ay wax dembi ah ku weysay ayaa xa bsiga ku sii jiray, waxaana la ogaaday in xukun kii dhacay uu racfaan ka qaatay xafiiska xeer ilaalinta.
Cabdullaahi Maxamed Cali iyo Maxa med Cadde Mukhtaar oo Agaasimayaal ka soo no qday Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulsh ada ee XFS iyo Aadan Maxamed Cabdi oo ku wada xirnaa CID iyo Cabdulqaadir Cabdi Socd aal oo ku xirnaa Xabsiga dhexe ayaa dhamma an tood la sii daayey sida ehelkooda iyo qaree nadii u doodayeyba ay noo xaqiijiyeen.
Sida la shaaciyey xafiiska xeer ilaali yaha guud ee qaranka ayaa dalbaday racfaan, waxa yna kiiska raggaas u gudbi yeen maxkamadda darajada 2aad ee G/ Banaadir, taas oo la aaminsan yahay inay sabab u noqotay ragaas xabsiga lagu sii hayo.
Xeer ilaaliye ku xigeenka qaranka Faarax Cabdiraxman oo ka qeyb galay dood uu TV-ga Universal ku falanqeeyey kiiska masuuliyiinta dembiga lagu waay ey ee weli xiran ayaa cad eeyey inay dal badeen Racfaan oo maxkamad da daraj ada 2aad ay u gudbiyeen dacwado oda.
"Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qar anka, racfaan ayuu ka qaatay xukunkii maxkamadda G/Banaadir, waxaana u gudnay maxkamadda racfaanka, in qofka la heysto uu xabsi ku sii jiro & in la fas axana waa shaqo maxkamadeed,” ayuu yiri Xeer ilaaliye ku xigeenka qaranka.
Xeer ilaaliye ku xigeen Faarax Cabdi raxman ayaa ka meer meeray markii la weydiiyey inay dalabadeen in raggaas ay xeer ilaalintu dalba tay in xabsiga lagu sii haayo, wuxuuna sheeg ay in xabsiga iyo qofka ku sii jiray ay maxk amaddu leedahay go’aankiisa.
"Dalku waa furan yahay, maxkamadda ayaa laga yaabaa inay qiimeysay xaaladda lagu jiro, sababtoo ah dad la aaminay oo xitaa damaan ad lagu daayey ayaa dib dambe loo waayey,” ayuu yiri Xeer ilaaliye ku xigeenka qaranka Faarax Cabdiraxman.
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qa abilay Safiirka dowladda Imaaraad ka carab ta u fadhiya Soomaaliya
R/Wasaaraha XJFS Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shalay xafii skiisa ku qaab iley Danjiraha Dowladda Isku-tag ga Imaaraadka Cara bta ee Soo maaliya, Axmed Juma Al Rumai thi, iyagoo ka wada hadlay xiri irka iskaashi ee ka dhexeeya la bada dal iyo sidii loo sii joogteyn lahaa.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa Dowladda Imaaraadka uga mahadcel iyey taageerada dhi nacyada badan ee ay u fidiso Soomaaliya, gaar ahaan dhanka amniga, horumarinta dhaqaala ha iyo arrimaha bini’aadamnimada.
Danjire Al Rumaithi ayaa mahadcelin ka dib, wuxuu Xukuumadda #Danqaran ku bogaa diyey horumarrada ay ka sameysay dhinacya da sugidda amniga iyo dowlad wanaagga, wu xuuna adkeeyey sida ay Imaaraadka uga go’an tahay sii joogteynta
taageerada uu siiyo Soomaliya.
Danjire Al Rumaithi ayaa ugu dambe yntii R/Wasaare Xamsa soo gaarsiiyey casuumaa dda shirka isbedde lka cimilada ee COP 28 oo ka dhacaya dalka Imaaraadka bisha DECE MBER 2023.
W/Warfaafinta XFS oo da ah furay wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriima ha DFS & kuwa maamul Gobolleedyada …B/3aad
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxii ska XFS,Md.Daa’uud Aweys Jaamac ay aa M/Muqdisho ka daahfuray wajiga 2-aad ee shirka mideynta farriimaha dowladda iyo kuwa maamul gobolleedyada.
Wasiir Daa’uud oo ka ha dlay furitaanka shirka ayaa ugu horreyn waxa uu dulm ar guud ku sameeyey qoda badii ugu muhiimsanaa ee diiradda lagu saaray wajiga koowaad ee shirka, isaga u jeedka shirka uu ku sheegay in ay ta hay sidii loo mideen lahaa fariimaha dowladda.
"Warbaahinta 20-kii sano ee la soo dhaafay waxaa ku yimid isbadallo badan, taas oo nagu qasabtay in fariimaha dowladda ay noqdaan ku wa mideysay, oo aan isbarbaryaac iyo kala ha dal lahayn, taas waxa ay nagu qasabtay diyaa rinta safarkii dheeraa ee istaraatiijiyadda,” sida uu yiri Wasiir Daa’uud Aweys.
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxii ska Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in xilligaan ay jirto warbaahin xur ah iyo midda baraha bulshada, oo inta badan ku shaqeeya marin habaabin, iyaga oo aan raacin habraaca saxaafadda.
Ugu dambeyn Wasiirka Daa’uud ayaa she egay in Dorraad dowladda ay kula jirta dagaal Khawaarijta, kaas uu sheegay in la doonayo si isku mid ah loo wajaho, si bulshada Soomaali yeed loola wadaago fariimo isku mid ah.
Guddiga Saaxiibtinimada Ee Baarla maana da Soomaaliya iyo Qatar oo Guddoon Doortay
Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada 2-da Aqal ee Baarlamaanka jamhuuri yadda Federa al ka Soomaaliya iyo Maojlis Shuurada Qatar, ayaa Dorraad iska dhex doortay guddoonka gu ddigaas ee dhinaca Soomaaliya.
Doorashada oo ahayd hab gacan taag ah kana dhacday


0 


HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHTALAADO 3-DA OKTOOMBAR 2023-KA
..