
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 1-DA OKTOOMBAR 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuusa mareeb ku qaabilay Guddoomiyayaashii hore ee G/ Shacabka BJF
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya iyo siyaasiyiin kasoo jeeda dowlad-gob ol eedka Koonfur gabeed
Siyaasiyiinta Koonfur-galbeed oo Dhuusa mareeb u yimid garab istaagga ciidamada Qar an ka ee dagaalka kula jira Khawaarijta, ayaa Madax weynaha la wadaagay warbixin ku saa bsan xaa ladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan Koonfur-galbeed iyo tallooyinkooda ku aaddan xoreynta dalka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Gud doo miyeyaashii hore iyo siyaasiyiinta war bixin ka siiyay guulaha muhiimka ee laga gaaray dag aalka argagixisada, ayaa tilma amay in ay laga ma maarmaan tahay in loo midoobo sidii waqti kooban dalka looga saari lahaa Khawaarijta, isaga oo adke eyay in midnimo, isu-tanaasul iyo wada-ta shi looga gudbo arrimaha lagu kala aragt ida duwanyahay, si loo gaaro Soomaaliya xor ka ah argagixisada.
Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka faalla qaa day daryeelka iyo waxbarashada 173-gab dhood oo Agoon ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Du qa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoo miye ku-xig eenka arrimaha bulshada maa mulka gobolka Banaadir Md.Cabdicasiis Cismaan iyo Aggaas imaha Waaxda horumarinta ageegyada waxbar ashada Gobolka Banaadir Maxamed Cabdi Cujub ayaa Shalay kormeeray School-ka u mmu Mu’miniin Caa’isha ee degmada Xamar Weyne oo ah xarun lagu xan aaneeyo isla ma rkaana wax lagu baro 173-gabdhood oo agoon ah.
Guddoomiye Madaale ayaa mid mid u korm eeray fasalada ay wax ku bartaan gabadhaha agoonta ah, goobta ay ku cunteeyaan iyo go obta ay seexdaan isaga oo warbixin kooban ka dhageestay maamulka xarunta daryeelka umm u Aisha, waxa uuna ku amaanay sida ay isugu xilqaameen taageerada iyo garab istaaga car uurta Agoonta ah.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen jimc aale (Madaale) ayaa balan qaaday in uu had iyo jeer garab taagan yahay barnaamij kaste oo lagu horumarin ayo nolasha caruurta Soomaa liyeed ee agoonta ah iyo kuwa kasoo jeeda qoy saska danta yar, isaga oo si gaar ah u ka faala qaaday in maamulka Gobolka Ban aadir uu la wareegay mas’uuliyada darye elka Gabdhaha agoonta ah ee xarunta ummu Mu’miniin Caaisha.
Maxkamadda Sare ee ciidamada qalab ka sida oo xukun dil toogasho ah ku riday rag ka tirsan Al-shabaab
Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay oo Sabti ah xukun dil toogasho ah ku riday laba nin oo la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-sha baab, kuwaas oo dilal ka geystay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Labada nin ee Maxkamadda sare xukunka to ogashada ah ku riday ayaa lagu kala magaca aba Anas Cabduqaadir Cali Maxamuud oo loo yaqaan Salmaan iyo Aadan Mursal Maxamed Macalin oo isna loo yaqaano Iidow, kuwaas oo ay horey maxkamadda darajada Koowaad ugu xukuntay dil toogasho ah 22-kii bishii May ee Sanadkan 2023.
Guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciida mada qalabka sida Jenaraal Liibaan Cali Yar ow ayaa ku dhawaaqay xukunka dilka toogash ada ah ee Shalay lagu riday Anas Cabduqaadir iyo Aadan Mursal oo ka mid ahaa kooxda Al-Shabaab.
Ragaan ay Shalay maxkamadda sare xu kunka ku riday ayaa la sheegay in Gaalkacyo gudaheeda ay ku dileen dad badan oo ay ka mid ahayeen Cilmi Cali Guuleed, Cabdi Aadan Siyaad iyo Maxamed Jaamac Maxamed, kuw aas oo dhamaantood ay ragaan dileen xili ay ka soo baxeen Masaajidyo ay kusoo Tukadeen Salaada, sida ay shaacisay Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida.
Anas iyo Aadan ayaa ciidamada ama anka gacanta kusoo dhigeen 17-kii bishii April ee sa nadkaan 2023, xiligaas oo la tilmaamay in laba dooda ay qarax la beeg sadeen gaari Cabdi Bil le ah oo ay wateen ciidan ka tirsan Kumaand ooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed.
Gabagabadii guddoomiyaha maxkama da sare ee ciidamada qalabka sida Jena raal Liiba an Cali Yarow oo xukunkan tooga shada ah ku dhawaaqay ayaa sidoo kale sheegay in cid wa lba oo ka mid ah Shab aab ama gacan saar la leh sidaan oo kale loo horkeeni doono Cadaa ladda.
Xildhibaan Mursal "Laftagareen xabsi ayuu ku jiraa ee halaga bixiyo oo Koonf ur-galbeedna hala badbaadiyo"
Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya, xildhibaan Maxamed Mursal Cab diraxmaan ayaa ku eedeeyay madaxw eynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Maxamed Laf tagareen inuusan diyaar u ah ayn inuu la dagaalamo Alsh abaab.
Guddoomiye hore Mursal, wuxuu sheegay madaxweyne Lafta Gareen muddo hal sano oo loogu daray muddo xilee dkiisa oo la rabay inuu la dagaalamo Alshab aab, in aanu hal talaabo horey u qaadin. Wux uu sidoo kale sheegay inuu diiday inuu qeyb ka ahaado kacdoonka ka socda dalka ee Shabaab dalka looga xoraynayo.
Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka wuxuu sheegay in Lafta Gareen uu jebiyay heshiiskii uu ku saxiixay magaaalada Baydhabo, wuxuu na sheegay inuusan Shalay hal KM bannaanka uga bixi karin magaalada Baydhabo.
"Laftagareen xabsi ayuu ku jiraa ee halaga bixiyo oo Koonfur-galbeedna hala badbaadi yo"ayuu yiri gudoomiye Mursal."
Mursal wuxuu tilmaamay isaga iyo musharr axiinta kale ee Koonfur Galbeed in ay isku diyaariyeen inay Baydhabo safar dhulka ah ku tagidoonaan, kaddib markii uu sheegay in Lafta Gareen uu xirtay garoonkii diyaaradaha ee Baydhabo.
Wararkii ugu dambeeyay gulufka dagaal
Abaabul iyo diyaargarow ciidan ayaa ka jira qaybo ka mid ah Gobolka Hiiraan, iyadoona loogu diyaargaroobayo wejiga labaad ee gulu fka ka dhanka ah maleeshiy ada Al Shabaab.
Cali Jeyte Cismaan ayaa mar kale Xo oga ga Difaaca Shacabka ku hoggaamin aya qorsh aha socda ee la doonayo in maleeshiyadaasi lagaga saaro deegaa nada ay kaga harsan yihiin gobolkaasi.
Cali Jeyte Cismaan oo Khamiistii gaa ray deega anka Goobo oo hoosta gga Deg mada Maxaas ayaa halkaasi kula kulmay boqolaal ka mid ah xoogaga deegaanka ee la abaabulay.
Cali Jeyte oo fagaare kula hadlayay dadka reer Goobo ayaa marka hore ku amaanay inay si dhab ah ugu taagan yihiin dagaalka lagu la jiro Al Shabaab.
Waxa uu kula dardaarmay si la mid ah wej igii koowaad ee hawlgalka in ay gacan weyn ka gaystaan dagaalka gobolka lag aga saarayo maleeshiyadaasi.
Waxa kaloo uu sheegay in hadafkoodu uu yahay in ay dalka ka saaraan kuwa caadeystay daadinta dhiigga shacabka Soomaaliyeed.
Jeyte ayaa ku goodiyay in muddo koo ban ay dalka kaga ciribtiri doonaan mintidiinta Al Shabaab, isagoona shacabka ugu yeeray in dagaalka ay ku gacan siiyaan.
Wejigii hore ee hawlgalka ayaa mintidii nta lagaga sifeeyay deegaanadii ay ka maa mulayeen dhanka bari ee gobolkaasi, haatana yoolku waxaa weeye in laga kiciyo dhulka ay kaga sugan yihiin daanta galbeed ee gobolkaasi.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somali ya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horaantii bishan Jeyte u igmaday in uu hoggaamiyo dagaalka gobolka looga sifeynayo kooxaha argagixisada Madaxweynaha oo u kabo gashtay inuu hoggaamiyo gulufka dagaal ee Shabaabka lagaga saarayo Gobolada Dhexe ayaa intii muddo ahba ku sugan Magaalada Dhuusama reeb. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Dhu usam areeb ka sii wada abaabulka iyo dardargelinta hawlgalkan militari ee lagu dhiig bixinayo Shabaab.
SODMA oo digniin ka soo saartay khat arta Roobabka iyo Duufaanta El-nino
Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna si gaar ah go obaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Wa biyada, Dhulka buuraleyda ah, kuwaas oo laba doodaba ka dhalan karaan fatahaado iyo daadad.
Hay’adda Maareynta ma siibooyinka Qaran ayaa shac abka Soomaaliyeed la wadaa gtay fariin digniin ah oo ku aaddan in laga digtoonaado waxyeelada ka dhalan kara xaaladda El-Nino.
Sidoo kale, si ay u yaraato khataraha ka dhalan kara, waxay hay’addu bixisay digniino iyo talo-bixino xaaladda El-Nino isbuuclaha ah 28-se ptember ilaa 4-ta October ee sanadkan 2023.
Toddobada cisho ee soo socota oo ah usbuuca ugu dambeeyo bisha September iyo isbuuca ugu horeeya ee bisha October ee sanadkan waxaa bulshada Soomaaliy eed ee ku dhaqan 18-ka gobol ee dalka hay’addu ma areeynta iyo masiibooyinka qaranka ku wargel isay in ay ka feejigna adaan khatar ay suurta-gal tahay in ay ka timaado roob mahiigaan ah oo isbuucaan la filayo inuu da’o.
Roobabka la saadaaliyay gobollada Ba ri,Sool, Sanaa, waqooyiga galbeed, Nugaal, Hiiraan,Baay,Bakool, Shabeellaha hoose iyo Jubbada Dhexe ayaa la saad aaliyay in ay gey san karaan Khatar cabirke edu sareeyo.
Bulshada ku dhaqan gobolladaas ayaa lo ogu baaqay in ay muuqaan taxadar gaar ah ka muujiyaan khatarta fatahaadda iyo daadadka roobka ka imaanaya.
Dhammaan gobollada kale ee dalka, roob abka la saadaaliyay waxay geysan karaan kha tar cabirkeedu dhex-dhexaad yahay, balse hay ’addu waxay ku wargel isay dadka ku nool gobolladaas in ay haboon tahay in ay ka fee jignaadaan Khatartaas El-Nino.
Waxaa kale oo Bulshada ku dhaqan hare eraha jiinka wabiga looga digay in ay aad uga feejignaadaan saameynta daadadka roobka ku yeelan karo naftooda iyo maalkooda gaar ah aan dadka ku nool gobollada Bari,Sool, Sana ag, Nugaal, Waqooyi Galbeed, Hiiraan iyo Sha beellaha hoose, waxaa sidoo kale, looga digay inay iska ilaaliyaan toggaga biyuhu maraan, ta as oo Khatar gelin karta naftooda.
Ugu dambeyn, Hay’adda Maareynta iyo Ma siibooyinka Qaranka ayaa guud ahaan Bul shada Soomaaliyeed uga digtay in aysan deeg aameysan ama guryo ka dhisan meelaha biyo-mareenka ah si ay u badbaadaan.
Hawlgal ka socda Degmada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose
Wararka ka imaanaya degmada Dhoo bley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Jubbal and hawlgal ay ka sameeyeen gudaha magaaladaas ay kuna soo saareen miinooyin dhulka lagu aasay .
Ciidanka amniga Jubbaland ee degm ada Dhoobley ayaa fashiliyey miino ay kooxda Khawaarijtu qorshaynayeen in ay ku dhibaate eyaan bulshada degmada as” ayaa lagu yiri qor aal ka soo baxay Taliska ciidankadaraawiishta Jubbaland.
Hase ‘ ahaatee ‘ Saraakaal ka tirsan ciidan ka amniga Jubbaland ayaa sheegay iney u su urta gashay iney la fashiliyaan qarax miino oo uu sheegay in Al-shabaab ku aaseen wadada dhinaceeda.
Al-shabaab ayaa mudooyinkii dambe kor dhiysay weerarada qaraxyada ee isugu jira mii nooyinka ay ku aasaan wadooyinka
Xeer ilaaliyihii guud ee Jubbaland oo Shaqo joojin lagu sameeyay
Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jub baland, Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud ayaa shaqo joojin ku sameeyey xeer ilaaliyihii guud ee Jubbaland, Maxamed Sheikh Cusmaan, ka dib markii lagu eede eyey mus uq-maasuq iyo ku tagrifal awoo deed
Wareegto uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka laba ad ee Jubbaland ayaa lagu she egay in dhammaan laga joojiyay masuuliyaddii uu hayay, lagana qaaday xasaanadii iyo awoo ddii uu lahaa ilaaliyaha guud.
Shaqo joojintiisa ayaa kusoo beegan tay markii uu xeer ilaaliyuhu bartiisa Face book ku soo qoray inuu iska casilay xilkiisa, mana shee gin sababta.
"Waxaan iska casilay laga bilaabo Shalay xi lkiii aan ka hayay Dowlad Gob oleedka Jubba land oo ahaa Xeer-iaaliyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Waxaan Umahad cel inayaa Madaxweyne Ahmed Maxamed Islaam oo ii magaca abay Xilaka Iyo Intii ila soo sha qeysay intii aan hayay xilkaas,” ayuu ku yiri qoraal uu kusoo daabacay bartiisa Facebook.
Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixi yay xeerka doorashooyinka isasaarka ah
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa cod caq labiyad ah ku ansixiyay xeerka doora shooy inka asa saar ka ah, ee madax tooyada iyo ururada.
Xildhibaan Cabdinaasir Qodax oo kam id ah guddi uu goluhu u saaray wax ka badalka xeerka doorashooyinka, ayaa go laha u sharaxay qodob ada wax laga badalay, ka hor intaan si buuxda loo ansixin.
"Waxa aanu wax ka badal ku samay nay xe erka guud ee doorashooyinka iyo diwaan galinta codbixiyayaasha qaranka, markii hore wuxuu ka koobnaa 154 qodob, waxaanu kusoo kordhinay 13 qodob oo cusub" ayuu yidhi Xil dhibaan Qodax.
Iyada oo ay tahay markii kowaad ee la sam eeyo xeer ogolaanaya doorashada madaxtoo yada iyo ururada, ayaa waxa lagu soo kordhi yay qodob sharaxaya qaabka loo qabanayo do orashooyinka isasaarka ah iyada oo uu xeerkani madaxbanaani iyo awoodo dheeri ah siinayo guddida doorashooyinka.
Sidookale, waxa uu goluhu kaabis ku sam eeyay 35 qodob oo kamid ah Xeer 91 ka door ashooyinka ee hore u jiray, iyada oo xogo dheeraad ah lagu daray si loo waafajiyo nida amka cusub ee doorashooyinka.
Xeerkan ayaa ka dhashay soo jeedin ay sameeyeen qaar kamid ah salaadiinta dhaq anka Somaliland, xeerka ayaa dhaq angal noqo naya marka ay golaha guurtidu ogolaadaan, madaxweynuhuna saxeexo.
Xiddig sharci yaqaan ah oo xilligii loo baah naa Soomaaliya u soo baxay
Waddamada dunida saddexaad ee soom aaliya ka midka tahay ayaa saba baha musha akilaadka aan qoraal iyo laba lagu soo koobi karin ee ka jira lala xiriiriyaa ku tumashada sharciga iyo ku xadgudibka xuquuqul insaanka.
Intaas oo dhan iyo ka badan ba waxaa la gu geysta magac dowladeed
Nasiib wannaag dhowr iyo tobanki bil ee dalke ena ka talineysay dowladdaan ay hoggaanka u hayaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisal wasaare Xamse waxa ey dadaal xoog leh u gashay la dagaalanka musuqmaasuqa oo aafo kansar ah ku ahaa system ka dowladnimo ee dalkeenna ka jira.
Waxeey maxkamad soo taagtay eedeysan ayaal lahu tuhmaayo wax is daba marin ,tan i cajab gelisey oo aan rabo inaan ka hadlo kuna amaano dowladda jirta waa fursadda ey shac abkeeda u siisey iney si daah furnaan iyo toos ah tv ga uga daawadaan qaabka ey u dhacey say maxkamadeynta wiilashaa iyo gabdhahaa soomaaliyeed ee tuhmanayaasha ahaa.
Si gaara waxaa ii soo jiitey qareen dhalli nyaro ah oo u muddacaayay tuhman ayaasha.
Magaca uu ku caan baxey ee aan u aqaano waa abuukaate Dudaaye. Abuuka ataha ayaa aqoontiisa sharciga iyo qaanu unka la sukoow eebbe ugu deeqay edeb, codkarnimo iyo dul qaad.
Soo if bixiisa ayaa iftiin ku daartey mugdigii ka jirey dhanka somali judicial system.
Waxaa soo bidhaamey rajo laga qabo in soom aaliya cagta saartey waddo tuhmanayaashu ey si sharci ah caddaalad u heli karaan. Ha ye eshee rajadaa ayaa ku jirta laba qaanso dhe xdood with big (IF)
Waa haddii wiilkaan iyo wiilasha la midka ah ey soomaalidu qaddariyaan specially iyaga uu ka nabad galo. (Intiina la socota dhaqanka dadka soomaalida ah lagu arkey soddonkii sanee la soo shaafey wey garatey)
Waa haddii Abuukaate Dudaaye iyo qaree nada ay isku kooxda yihiin gartaan ahmiya dda ey dalkooda iyo dadkooda u leeyihiin cagahana ku xajiyaan ku taagnaantawaddada ay sida daacadnim ada ah ugu difaacayeen xaqa iyo xuquu qda eede ysanayaasha.
Waa haddii dowladdan joogta iyo kuwa ka da mbeyn doonaba ay halkaa ka sii ambaqaadaan siraadka dowladdan daahf urtey
Cabdi salaad cibaar
London UK
Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khas aare geystay oo ka dhacay degmada Maxaas
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal gabal dhacii Shalay ku dhexmaray de gmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ciidamada dowlada, gaar ahaan guutada Cali Bin Abii Dhaalib ee xoogga dalka Soomaali yeed iyo kuwa dadka deegaanka.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii askari ka tirsan ciidanka Cali Binu Abii Dhaalib uu si bareer ah u dilay mid ka mid ah ciidanka da dka deegaanka, waxaana dilkaasi xigay dag aal fool ka fool ah oo labada dhinac ka dhex qarxay.
Dhinacyada dagaalamay ayaa isku adee gsaday hubka noocyadiisa kala duwan, wax aana la xaqiijiyay in dagaalka labada dhinac ay ku dhinteen ilaa sadax ruux oo dhinac yada dagaalamay ah.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Habeen hore xaaladu tahay mid degan oo lagu guuleystay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka dhexmaray ciidanka deegaanka iyo kuwa dowladda, gaar ahaan guutada Cali Bin Abii Dhaalib.
Joojinta dagaalka ayaa waxaa kaalin sare ka qaatay Odoyaasha dhaqanka degmada Maxaas, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiir aan.
Ciidamada Nabad-sugidda Qaranka ee Ge do ka howlgala oo gacanta ku dhigay dha gar-qabe ka tirsan Khawaarijta
Ciidamada Nabad-sugidda iyo Sirdoon ka Qaranka ee ka howlgala gobol ka Gedo ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaa nno hoos yimaada Degmada Luuq ku soo qabtey dhagar qabe Maxamed Cali Cisma an oo ka tirsanaa Khawaarijta, kaas oo ku howlanaa dhibaateynta Shacabka deega ankaas.
Ciidamada ayaa qabtey isagoo wata moo to laba lugooleey, xili uu dadka beera leyda ka qaadayey lacag baad ah.
Dhagarqabahan ayaa kooxda uga biiray degaanka Ufuroow ee gobolka Baay
Dal Soomaaliya daris la ah oo laga hirge lin doono Wershad lagu farsameeyo Gaadiidka LADA
Shirkadda Raashiyaanka ee soo saarta Gaadiidka LADA ee u Muuqaalka ekaa Ga adiidka Talyaaniga ee FIAT 124 iyo 125 ayaa qorsheynayso inay Wershad lagu farsame eyo Gaadiidka LADA CARS ka yegleelaan dalka Ethiopia, si Gaadiidkaasi loogu iib geeyo Mustaqbalka dalalka Somalia, Sudan, Kenya iyo South Sudan.
Shirkadda Avtovaz ee soo saarta Gaadi idka LADA waxay horey Heshiis la saxiixd een mid ka mid ah Shirkaddaha Ethiopia, si Gaadiidkaasi loogu farsamee yo gudaha dalka Ethiopia.
Danjiraha Ethiopia u jooga dalka Raa shiya, Ambassador Cham Ugala Uriat ayaa sheegay inuu dalkiisa noqon doono dalkii u horeeyey ee Qaarada Afrika ee laga hirgeliyo Wershad soo saarta Gaadiidka Raashiyaan ka ee LADA Cars.
Si kastaba, Gaadiidka ay Shirkadaha Raa shiya farsameeyaan waxay Suuq Ganacsi oo xooggan ku lahaayeen gudaha dalkeena So malia, iyadoo inta badan Gaadiidka Shirkad da LADA Cars ay ade egsan jireen Madaxda Golayaasha Dowladii Kacaanka, gaar ahaan Xildhiba anada iyo Kaadiriinta Xisbigii Hant iwa da aga Kacaanka Soomaaliyeed ee X.H.K.S. iyo Hay’adda Sirdoonkii NSS-ta.
Ciidanka Jubbaland oo fashiliyey qara xyo ay diyaarisay Al-shabaab
Ciidanka amniga Jubbaland ee fadhigo odu yahay degmada Dhoobley ayaa sameey ey howlgallo lagu xaqiijinayo nabad-gelyada xaafadaha kala duwan ee degmada
. Ciidanka ayaa intii howlgalku socday ku guulaystay inay fashiliyaan gacantana ku dhi gaan qaraxyo ay kooxda Al-shabaab gelisay qaar ka mid ah jidadka soo gala magaalada.
Dhinaca kale, Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sa yid Aadan oo ay wehliyaan Taliyaha Ciid anka Daraawiishta Jubbaland ee gobolka Ge do Jeneraal Cabaas Ibraahim Gurey iyo ku xigeenkiisa Gashanle sare Ali Xasan Deer (Cali Abshir) Guddoomiyaha degmada Dool ow iyo siyaasiyiin ayaa Shalay kormeeray xe ryaha cusub ee loogu talagalay ciidanka kala duwan ee Dowladda Jubbaland ee gobolka Gedo.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa wuxuu bogaadiyay diyaar garowga ciidanka isagoo kula dardaarmay inay u diyaargaro obaan su gidda amniga gobolka iyo isku furka degm ooyinka iyo deegaanada iyagoo kaashanaya ciidanka xoogga dalka ee ka howlgala gob olka Gedo.
Maamulka SSC Khaatumo oo yeeshay ku lan qodobo xasaasi ah looga hadlay
Hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee Maa mulka SSC-Khaatumo, Md. Cabdiqaadir Ax med Aw-Cali oo uu weheli yo Hoggaamiye Ku xigeen, Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil ay aa shir gudoomiyey kulanka Xoghayeyaasha Golaha Fulinta.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray ha wlaha hortabinta leh ee hor yaal Golaha Fulinta iyo daa dajinta nidaamka dowliga ah iyo in dhammaan deeg aanada la gaarsiiyo adeeg yada muhiimka ah.
Golaha waxa uu sidoo kale qiimeyn ku sam eeyey shaqooyinkii qabsoomay 7aadkii teg ay, waxa ayna soo bandhigeen qorsheyaa sha xafiis walba uu mudnaanta siinayo bilaha soo socda.
Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed ayaa ku bogaadiyey Xoghayeyaasha shaqada adag ee ay hayaan isaga oo faray in ay sii laba laa baan dadaalkooda.
Ugu damebyn, Hoggaamiyahu waxa sha cabka SSC-Khaatumo ku ammaanay sida ay u garab-istaageen Maamulkooda, waxa uuna markale ku celiyey sida ay lagama maarma an u tahay in Maamulka iyo dadweynuhu isaga kaashadaan ka mira-dhalinta hiigsada iyo yoolasha dadka SSC.
Tirada dadka Muhaajiriinta ee dhintay sanad kaan 2023 oo la shaaciyay
In ka badan 2,500 oo muhaajiriin ah ayaa dhintay ama la waayey ayaga oo isku da yaya inay badda Meditareeniyaanka uga gudbaan Yurub illaa hadda sanadkan 2023, waxaa sidaas Khamiistii sheegtay hay’adda qaxootiga QM ee UNHCR.
"Illaa September 24, waxaa la tiriyey in in ka badan 2,500 ay dhinteen ama la la’yahay 2023 kaliya,” waxaa sidaas Golaha Ammaan ka u sheegtay Ruven Menikdiwela, agaasima ha xafiiska UNHCR ee New York.
Tiradan ayaa dhigan koror weyn oo ku yi mid tiradii 1,680 ee dhintay ama la waayey muddadan oo kale ee sannadkii 2022.
Socdaalka dhulka ee waddamada ka hoo seeya Saxaraha Afrika, halkaas oo qaar bad an oo ka mid ah muhaajiriinta ay ka soo jeed aan, illaa xeebaha laga baxo ee Tunisia iyo Libya "ayaa weli ah mid ka mid ah kuwa ugu khatarta badan caalamka,” ayey tiri Menik diwela.
Guud ahaan, illaa 186,000 oo qof ayaa ba dda kasoo galay Koonfurta Yurub, Janaayo ilaa Sebtembar 24, kuwaas oo ka degay da lalka Italy, Greece, Spain, Qubrus iyo Malta.
Badankood, oo ah 130,000 oo qof, ayaa yimid Talyaaniga, taasi oo ka dhigan koror83 boqolkiiba ah marka la barbar dhigo isla muddadan oo kale ee 2022
WAA KUMA NINKA LAGU EEDEEYAY IN UU KA DAMBEEYAY DILKII TUPAC SHAKUR EE GACANTA LAGU SOO DHIGAY?
Tupac
Booliiska Mareykanka ayaa ku eed eeyay hoggaamiye koox burcada oo hore in uu ka dambeeyay dilkii sanadkii 1996-dii loo geystay fanaankii Tupac Shakur, taasi oo ah guul laga ga aray kiis in muddo ah socday oo wali ay natiijadiisa suga yeen shacabka.
Halyeyga hip-hop-ka ee reer New York ayaa lagu riday afar xabadood isagoo 25 jir ah kadib weerar baabuur oo ka dha cay Las Vegas.
Jimcihii, xeerbeegtida weyn ee Nevada ayaa ku soo oogay Duane "Keffe D" Davis, 60, hal dacwad oo dil ah loona adeeg saday hub.
Booliska ayaa sheegay in uu qorshe eyay toogashadan dhimashada dhalisay ka dib markii wiil uu adeer u yahay uu ku lug lahaa dagaal uu lala galay Shakur xilli uu ku sugnaa goob khamaar lagu dhigto.
Davis ayaa laga soo qabtay meel u dhow gurigiisa Las Vegas subaxnimadii hore ee jimcaha, waxaana uu kasoo muu qan doonaa maxkamad maalmo gudah ood. Booliiska Las Vegas ayaa baahiyay sawirkiisa.
Greg Kading, oo ah dambi baare how lgab ah kana tirsanaa booliska Los Ange les isla markaana sanado badan ku qaatay baaritaanka dilka Shakur, ayaa wakaalad da wararka ee Associated Press u sheeg ay in uusan la yaabin xarigga Mr Davis.” "Ninkii ugu dambeyay ee lagu helay"kiiska.
Maxkamada dhexdeeda, dacwad ooge Marc DiaGiacomo ayaa ku tilmaamay Mr Davis hoggaamiyihii hore ee kooxdii loo yaqaannay South Side Compton Crips ee burcadda wadada inuu yahay "taliyaha soo bixiyay amarka lagu dilay Shakur.
Shir jaraa'id oo uu qabtay gelinkii dam be ee jimcihii, sarkaal boolis ah oo lagu ma gacaabo Jason Johansson ayaa sheegay in ku adkaysiga ciidanka ee baaritaanka uu "ugu dambeyntii xog ka helay", ka hor inta uusan sharraxin waxa horseeday horum arka laga gaaray kiiskan.
Waxa uu sheegay Orlando Anderson, oo ah tuhmanaha wiil uu adeer u yahay iyo Shakur uu dhex maray dagaal ka dhacay goob lagu ciyaaro wax yar ka hor inta aan la toogan fannaanka 7-dii Sebtembar san adkii 1996-dii, kadib dhaawac kasoo gaar ay toogashadaas ayaa waxa uu ku dhintay isbitaalka maalmo kadib.
Mr Johansson ayaa weriyeyaasha usoo bandhigay muuqaallo ay kaamirada amm aanka ee hoteelka duubtay kuwaas oo muujinaya Anderson oo la garaacayo. Wa xa uu sheegay in taasi ay ugu dambeyntii keentay in la toogto Shakur xilli uu gaarigiisa ku sugayay leyrarka haga waddooyinka.
Laakiin waxay ahayd ilaa 2018-kii, mar kii xog cusub ay soo shaacbaxday, taasi oo keentay in kiiska "dib loo soo celiyo".
Mr Johansson ayaa sidoo kale xusay in Mr Davis in uu si gaar ah ugu sheegay war baahinta in uu ku jiray gaarigii ay rasaasta lagu dilay fannaanka ka dhacday.
Tupac
Isla shirkaa jaraa'id, Sheriff Kevin McMa hill oo qiiro ka muuqato ayaa shee gay in "27 sano, qoyska Tupac Shakur ay sugayeen caddaalad".
"Waxaa jiray dad badan oo aan rum aysnayn in dilka Tupac Shakur uu muhiim u ahaa waaxdan booliiska. Waxa an hal kan idiinka sheegayaa, xaalladdaasi ma ahayn mid fudud."
"Hadafkeena ka ciidan ahaan had iyo jeer waxa uu ahaa inaan la xisaabtanno kuwa mas’uulka ka ah dilka gacan ka hadalka ah ee Tupac," ayuu sheriff ku daray.
Shakur, oo magaciisa masraxa loo qaa beeyey 2Pac, ayaa soo saaray albumkiisii ugu horeeyay 1991-dii.
Waxa uu yeeshay magacyo kala du wan oo lagu ammaanayay lana xiriiray fa nkiisa, iyadoo dhimashiisa ay ka dhalatay hadal heyn badan.
Waxa uu iibiyey in ka badan 75 milyan oo rikoorro ah adduunka oo dhan, isaga oo ku raaxaysanaya guusha heesihiisa is bed elka cusub ee u curtay waayihiisa fanka.
Waxa kale oo uu guul ka helay jilliinka filimada sida Juice, Poetic Justice, Above The Rim, Gridlock'd iyo Gang Related.
Bishii June ee sanadkan fanaanku wa xa uu helay xiddig kadib dhimashadiisa oo ka helay Hollywood Walk of Fame.
XIGASHO:-BBC
TIJAABO SAHLAN OO AAD KU OGAAN KARTO IN WADNE XANUUN KUGU SOO SOCDO WADNE
Xanuun
Tijaabo dhiig oo aad u sahlan ayaa kuu sheegi karta inta ay la egtahay halista aad ugu jirto inuu kugu dhaco xanuun wand aha ah.
Khubarada ayaa sheegtay in tijaab adaan ay ka wana agsan tahay inaad iska cabrito cadaadiska dhiigga ama aad sameyso qiimeynta lagu ogaado xaddiga dufanka ee dhiigga.
Ilaa iyo hadda waxaa la sheegay in ra gga uuna oo kaliya lagu tijaabiyay, balse cilmibaarayaal ay dhaqaale ku bixisay Xar uunta Wadnaha ee Ingiriiska ayaa shee gay in sidoo kale haweenka ay ku shaqayn karto. Tijaabadaan ayaa sheegi karta xaddiga borotiin loo yaqaano troponin, kaas oo la sii daayo marka uu dhaawac soo gaaro muruqa wadnaha.
Dhaqaatiirta ayaa isticmaala baaritaank aan dhiigga si uu uga kaalmeeyo inay fahmaan xaalka bukaanada horay u qabay wadne xanuunka.
Balse cilmibaarayaasha jaamacadaha Edinbrugh iyo Glasgow oo labaduba ku ya alla Scotland, ayaa sheegay inay tahay in tijaabadaan la isticmaalo inta uusan qofku gaarin heerkaas.
Tijaabo
XIGASHADA SAWIRKA,THINKSTOCK
Saacad caafimaad
Cilmibaaris ayaa barafisoor lagu ma gacaabo Nicholos Mills iyo saaxiibadiis ku ogaadeen in ragga u uku badan yahay bo rotiinka troponin ay u badan tahay inuu ku dhaco wadne xanuun ama ay u dhintaan cuduro wadnaha la xarira shan iyo toban sano kadib marka tijaa bo laga qaado.
Balse ragaan ayaa fursad u helay inay kha tartaan ka hortagaan iyaga oo iska yaree yay waxyaabha dufanka leh, isticmaalana daawooyin ka caawin kara, sidoo kale waxaa la yareyn karaa khatarta troponin ka.
3,300 oo rag ah kuwaas oo ka qayb qa atay cilmibaaristaan ayaa dufanku ku bad naa dhiigooda, balse ma aysan lahayn wax wadne xanuun ah oo horay ugu dhacay.
Saynisyahanada ayaa qorsheynaya inay sii wadaan cilmi baaristaan oo ay ku ti jaabiyaan haweenka.
EEG BOGGA 6AAD
TIJAABO SAHLAN OO AAD KU OGAAN KARTO IN WADNE XANUUN KUGU SOO SOCDO WADNE
KA YIMID BOGGA 5AAD
Barafioor David Newby oo kamid ah cil mibaarayaashii daraasadaan ku daabacay joornaala Koleejka American Cardiology ayaa yiri: "Troponin waa sida saacad ku xiran qalbiga oo kale.”
"Hadii uu kor ado ma fiicna oo wuxuu tilmaamayaa qatar wadne xanuun oo sii siyaadeysa. Hadii uu hoos aado waa fiican tahay oo qatarta ayaa yar.”
"Sidoo kale waxay u muuqataa inuu albaabo u furay cidda ka faa’iideysanaysa qaabka cusub ee la soo ogaaday”.
Wadne Xanuun
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Garo xanuunka aamusan
Newby wuxuu sheegay in baaritaanka troponinka uu yahay qaab cusub oo ku soo kordhay ogaanka cadaadiska dhiigga iyo sidoo kale xaalka sigaar cabka markii la doonayo in la saadaaliyo heerka wadne xanuunka ee bukaanka ku imaan kara.
Barafisoor Mills ayaa dhankiisa isna sheegay in nuuca tijaabadaan ay ka caawineyso dhaqaatiirta inay sii ogaadaan bukaanada qaar ee la silcaya xanuunada aamunsan.
"Qaabkaan wuxuu sahlayaa inaan daawooyin ka hor tag ah siino bukaanada loo badinayo inuu ku dhaco wadne anuun” ayuu raaciyay hadalkiisa.
Dhaqtar ku taqaqusay xanuunada wad naha oo lagu magacaabo tim Chico kana tirsan jaamacadda Sheffield oo ku taalla Ingiriiska, balse aan kamid ahayn dhaqa atiirtii sameysay cilmibaaristaan, ayaa ku raacay in daraasaddu ay soo kordhisay wax cusub taas oo lagu ogaan karo kuwa halista ugu jira xanuunada wadnaha.
Sikastaba, dhaqaatiirta ayaa ku taliyay in qaabka ugu wanaagsan ee lagu dawyn karo xanuunada wadnaha ay tahay in la sameeyo ka hor tag inta aan xanuunka gaarin meel halis ah.
"Sababtaas darteed ayay uw anaagsan tahay inaad yeelato qaab cunis caafimaad leh. Sidoo kale yeelo jimicsi jireed oo joogto ah, ha cabin, joogteyna inaad la socoto miisaankaaga iyo cadaadiska dhiigaaga”Dhammaad
XIGASHO:-BBC
EL NIÑO IYO SOOMAALIYA: SIDEE UGA BADBAADI KARTAA UGUNA DIYA AR GAROOBI KARTAA DUUFAANNADA
IYO FATAHAADAHA?
Hay'adaha caalamiga ah iyo qaarka mid dawladaha Geeskuba waxa ay ka digay aan isbeddel cimileed oo khatartiisu baahi karto, oo ay ka mid tahay duufaanta El Niño.
Meelaha xeebaha iyo dhulka webiyada ee Soomaaliya ayaa ka mid goobaha khatartaas wajihi kara.
Marka taas laga tagana muddooyinkii u danbeeyey isbeddelka cimillada oo adduunka oo dhan ba saamaynaya ayaa laga qaylo dhaamayey.
Haddaba Soomaaliya meelahee duufaan taasi ku wejahan tahay?
Somaliland
Berbera
Soomaaliya meelaha si gaar ah loo saa daalinayo in ayaa ah dhulka xeebaha ah, si gaar dadka ag dhaw meelaha webiy adu maraan.
Magaalooyinka Beledweyne, Boosa aso, Berbera iyo Kismaayo ayaa ka mid ah meelaha wasaaradda cimillada iyo deega anka Soomaaliya ay si gaar ah ugu diga yso in ay samayn karto. Sida oo kale ma gaalooyinkii awel hore ba caanka ku ahaa ahaa fatahaadaha iyo daadadka ayaa iya na la saadaalinayaa in ay la kuomi karaan isbeddel cimileedka El Niño.
Maxay tahay in aad samayso?
El Niño
XIGASHADA SAWIRKA,SPL
Dhegeyso wacyigelinta oo la soco xo gta u danbaysa: Dadka deggan meelaha khatarta ugu jira waxaa ugu mudan ee la gu taliyo ayaa in ay heleen xogta isla mar ahaantaana la socdaan baaqyada wararka ee ka imanaya dawladda iyo haayadaha ay khusayso.
Ka bax gurigaaga haddii aad areento in ay khatar tahay: Haayadda Ttravel insura nce ayaa ku doodaysa in qofku kolka uu ogaado in dhismuhu khatar yahay ay laga ma maarmaan tahay in uu ka baxo.
Sii qaado waxyaalaha muhiimka haddii aad ka baxdo gurigaaga: Haddii ay qasab noqoto in aad ka baxdo gurigaaga, sida ay soo jeediyeen waaxda ka hortagga masii booyinka ee Maraykanka, isku day in aad sii qaadato qalabyadan muhiimka ah:
Saddex maalmood oo cunto iyo biyo ah
Daawooyinka muhiimka ah
Toosh
Baytariyada dabka
Lacag
Qalabka gargaarka degdega ah ‘haddii aad haysato’
Calaamadayaso goobta badbaadada: Haddii ay kugu qasabto in aad guurto ama ka baxdo hoygaagii waa in ay kuusii qor shaysnaataa halka aad aadi doonto, si aan ay marka u danbaysa xaalad lama filaan ahi kuu qabsan.
Khatarta kadib maxay tahay in aad ka digtoonaato? Mar haddii aad ogaato in duu faantii ama daadadkii ku barakaciyey ay ya raadeen, dadkuna ay awoodaan inay gur yahooda ku laabtaan, waxaa weli jira tiro khatar ah, sida ay saraakiishu Maraykanku kula taliyeen dadkooda.
"Ka fogow in aad dhex mushaaxdo biyaha daadadka ah, kuwaas oo ka koobn aan kara qashin khatar ah. Xadhkaha korontada oo khatar keeni kara," Sidaas ayay ka digtay haayadda reer Maraykank Ready Campaign.
Waxa kale oo ay ku talisaa xidhashada dharka loogu talagalay in wax lagu nadiif iyo marku qofku hagaajinayo gurigiisii iyo goobaha ka agdhaw. .
"Iska ilaali in aad ku dhaawacanto xaal ad aad keligaa tahay," ayuu yidhi Mr Joseph.
"Adeegyada taleefoonka gacanta wax aa laga yaabaa inaysan shaqeynin markaa waxaa muhiima in aad ahaataan gu yaraan laba qof noqoto si haddii ay wax dhacaan qofka kale uu kuu raadiyo gargaar” ayuu qabaa khabiirkan arrimaha deegaanka iyo khatarata ee reer Maraykankan.
Sida oo kale waxa iyana muhiim oo haa yadda PRC ee Maraykanku ku talinaysaa in wax kasta oo khatar ah oo aad aragto xil liyada daadadka iyo duufaannada in aad ogaysiiso booliska iyo maamulka magaal ada waa haddii ay kaa ag dhaw yihiin, had dii kale in aad isku deydo in ka fogaato khatarahaas. ”
XIGASHO:-BBC
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 1-DA OKTOOMBAR 2023-KA
..