
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHSABTI 30-KA SEPTEMBAR 2023-KA
Dalalka Ciidamada ATMIS oo taageeray Codsigii Madaxweyne Xasan Sheekh
Waddamada ay ciidamadu ka joogaan Soo
maaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia,Kenya & Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwena ha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bilo od ah sababo farsamo loo hakiyo bixintaanka wejiga 2aad ee ciimadama ATMIS. Waddama dan, oo qoraal rasmi ah u diray Golaha Amma anka ee Q/Midoobay, ayaa sheegay inay taag eero u hayaan codsiga Soomaaliya ee ah in bix intaanka 3,000 oo ciidanka ATMIS ah dib loo di go muddo 90-maalmood ah.
Waddamadan ayaa qoraalkooda ku ammaan ay dagaalka dowladda Soomaa liya ay kula jirto dagaalamayaasha Al-Shabaab.
DFS ayaa codsigee da sal uga dhigtay in dhammaan xaalada ha taagan aysan u saamixi karin in ATMIS ay ka wada baxaan fariisimaha ay hadda dalka kaga sugan yihiin. Codsigan ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya dirtay kadib markii Al-Shabaab weerarada kordhisay, taasoo laga cabsi qabo hadii saldhigyo kale ATMIS ka bax aan, ay dhici karto inay Kooxda la ware egto
Guddoomiye Madaale oo Digniin ka bixiyay Roobab cabsi laga qabo
Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Mu qdisho Mudane Yuu suf Xuseen Jimcaale (Ma daale) ayaa Shalaya booqasho ku tagay Xarun ta Dhexe ee Hay'adda Maaraynta Musiibooyin ka Qar anka ee SoDMA, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Guddoomiyaha
hay'adda Mareeynta Musiiboyi nka Qaranka Mudane Maxam uud Macallim Cabdulle Guddo omiy aha G/Banaadir ayaa kul an gaar ah la qaatay Guddoomi yaha Hay'adda Maareynta, Guddoomiye ku xig eenka SoDMA iyo dhamaan madaxda kale ee hay'adda, Guddoomiyaha G/Banaadir ayaa wa xaa looga warbixiyey cabsi xoogan oo laga qa bo in guud ahaan Wadanka ka da'o Roob xoog an oo ka badan cadadii la sugayey taas oo ka dhalan karta Fatah aado,iyo daadadka El-Niño.
Duqa Muqdisho ayaa dhamaan Shacabka So omaaliyed si gaar ah shacabka Caasimada ugu baaqay in ay feejignadaan taxadar dheeri ahna ka muujiyaan Roobk aan oo aad u xoog badan ,kana xajimi bad an kuwii hore, lagana fogaado goobaha biya mareenada ah.
"Isbuucyada nagu soo wajahan waxaa nagu soo socda Roob xoogan waxaana shacabka Soomaaliyeed ugu baqayaa in ay taxadaraan oo ay feejignadaan." Ayuu yiri Duqa Muqdisho oo Shalaya la hadlaayay Warbaahinta.
Go'aan lama filaan ah oo laga gaaray mas'u uli yiintii loo haystay musuq-maasuqa
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Sha laya xukunno kala duwan ku ridday illaa 11 sa rkaal oo loo haystay masuq-maasuq, kuwaas oo maalmihii u dambeeyay maxka madeyntoo da ay ka socotay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Raggan oo isugu jiro agaasimeyaal, madax waaxeedyo iyo shaqaale ayaa ka kala tirsanaa wasaaradda maaliyadda, wasaarada shaqada, bangiga dhexe iyo hay’adda socdaal ka. Guddoomiye Saalax Dabaan ayaa ku dhow aaqay xukunka lagu ridday raggan, ayada oo qaarkood lagu waayay dambi ga lagu soo eedeeyay.
Mas’uuliyiinta dib loogu cel iyay xoriyadooda waxaa kam id ah C/hi Maxamed Cali iyo Maxamed Cadde Mukht aar oo labaduba ah ag aasimeyaashoo hore ee wasaaradda shaqada.
Halkan hoose ka aqriso xukunka:-
1- Cabdullaahi Maxamuud Cosoble oo ahaa agaasimhii waaxda ajaaniibta ee Hay’adda Soc daalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu xukumay 1 sa no oo xabsi ah.
2- Cumar Macallin Nuur, agaasime ku xige enka waaxda ajaaniibta ee Hay’adda Socdaal ka iyo Jinsiyadda ayaa isna lagu xukumay 1 sanno oo xarig ah
3- Saabir Xasan Cabdinuur, madaxa hubinta Vi so kordhinta ee waaxda ajaaniibta ee Hay’adda Socdaalka ayaa lagu xukumay saddex sanno iyo lix bilood oo xarig ah
4- Aadan Maxamed Cabdi, maamulaha qaa dashada Visaha ee waaxda Viso kordhinta Hay ’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa lagu waa yay dhammaan eedeymihii loo soo jeediyay, waxayna maxkamaddu dib ugu celisay xoriy adiisa.
Sidoo kale maxkamadda ayaa xukuno ku ridday:-
1- Cabdiraxmaan Cabdikariin Ibraahim oo ah maqane, ahaana madax qaybeedka ruqsad siinta ajaaniibta waaxda sharciga ee wasaarad da shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa lagu xukumay wadar ciqaabeed dhan 9 sanno oo xa rig ah, sidoo kale waxaa laga joojiyay qabasha da xafiis dowladeed si joogta ah.
2- Cabdiwaaxid Mursal Ibraahim oo maqane ah, ahna shaqaale ka tirsan qaybta ruqsad sii nta ajaaniibta waaxda sharciga ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa isna lagu waayay dhamaan eedeymihii loo haystay, wax ayna maxkamadu u celisay xoriyaddiisa.
3- Cabdullahi Maxamed Cali oo ah agaasimi hii hore ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa isna lagu waayay qodobada la gu soo eedeeyay,
waxayna maxkamaddu u celisay xoriyaddi isa. 4- Maxamed Cadde Mukhtaar Cabdirax maan oo ah agaasimihii hore ee wasaar adda shaqada iyo arrimaha bulshada ayaa sidoo kale lagu waayay qodobada lagu soo eedeey ay, waxayna maxkamaddu u celisay xoriyadd iisa. Waxaa sidoo kale la xukumay:-
1- Abuukar Maxamed Cali oo ahaa maamu lkii xafiiska canshuuraha bariga ee wasaaradda maaliyadda, laanta garoonka Aadan Cadde ay aa lagu xukumay wadar ciqaabeed dhan 8 san no oo xabsi ah, sidoo kale waxaa laga joojiyay qabashada shaqo dowladeed.
2- Cabduqaadir Cabdi Socdaal oo isna ahaa qasnjiga qaybta dakhliyada ajaaniibta ee Banki ga Dhexe, laantiisa garoonka Aadan Cadde ay aa lagu waayay dhamma an qodobadii lagu soo eedeeyay, waxayna maxkamaddu u celi say xoriyaddiisa.
3- Maxamed Aadan Cabdullaahi, ahna ma amulka Bangiga dhexe, laanta garoon ka Aad an Cadde ayaa waxaa lagu xuku may 8 bilood oo xarig ah. "Xukunkan ciddii aan ku qancin waxaa u furan racfaan muddo ku siman inta uu sharcigu tilmaamay,” ayuu ugu dambeyntii yiri guddoomiyaha Maxkamadda G/Banaadir.
Wararkii Ugu dambeeyay qaraxii ka dhacay Muqdisho iyo Khasaaraha ka
Qarax is-miidaamin ah uu fuliyay nin waxy aabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa Shalay ka dhacay maqaayad lagu shaaho oo lagu ma gacaabo Baar Bulsho, maqaayadan ayaana ku taalla degmada Howl-wadaag gaar ahaan aga gaarka isgooska Sayidka.
Sida aan wararka ku heleyno maqaayada qa raxa ka dhacay ayaa inta badan waxaa fariisan jiray ciidamo katirsan dowladda iyo sidoo kale dhallinyaro shacab ah, waxaana xilliga uu qar axu dhacayay goobtaasi ku sugnaa dad badan.
Afhayeenka ciidanka booliiska Soomaaliya Sadiiq Doodisho ayaa warba ahinta u xaqiijiyay in qaraxa is-miidaaminta ah ay ku dhinteen 5-qof halka ay ku dhaa wacme en 6-qof oo kale, dadka dhintay ayuuna sheegay afhayeenka in ay ahaayeen dad shacab ah.
Waxa uu sheegay afhayeenka booliiska in ciidamada ammaanka ay wadaan baaritaanno ku aadan qaraxa goobta ka dhacay iyo sidoo kale qofka fuliyay, waxa uuna sheegay in dadkii goobta waxyeelada kasoo gaartay ciidamada u gurmadeen.
Qaraxa is-miidaaminta ah ayaa Shalay ka dhacay goob si weyn ammaankeeda loo adke eyo, waxaana qaraxa fuliyay oo dadkii maq aayada fadhiyay dhax galay nin dhallinyaro ah oo dadka qaar sheegeen in uu jaad cunayay.
Mareykanka oo Cunaqabateyn kusoo rogay Wasiir Cali Karti iyo labo shirkadood
Dowladda Mareykanka ayaa cunaqab ateyn ku soo rogay Cali Karti oo soo noqday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladda Suudaan iyo labo shirkadood kale oo fadhigoody yahay dalka Ruushka.
Wasiirka cunaqabateynta lagu soo rogay iyo 2ada shirkadood ee Ruushka fadhigoodu yah ay ayaa lagu eedeeyay in ay qeyb ka yihiin huri nta colaada ka aloosan dalka Sudan, sidoo ka le wax u dhimayaan nabadda dalkaasi.
Cali Karti ayaa soo noqday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dowladii madaxw eyne Cu mar Al Bashiir, waxa uu sidoo kal e soo noqday hoggaamiyaha dha q-dhaqaa qa Islaamiga ah ee Suudaan taageersan.
"Karti iyo saraakiisha taliskii hore waxay hadda caqabad ku yihiin dadaallada la gu doonayo in lagu gaaro xabbad-joojin u dhex eysa ciidamada qalabka sida ee Suud aan (SAF) iyo Ciidamada Taageerada De gdegga ah (RSF),” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay Waaxda Maaliyadda dowladda Mareykanka.
Dhaq-dhaqaaqa Islaamiga ee dalka Sudan ayaa cunaqabateynta Mareykanka kusoo rog ayn hoggaamiyahooda ku tilma amay mid xaq iiqda ka fog, waxa ayna mee sha ka saareen eedeynta dowladda Marey kanka soo jeedisay.
Ciidamadii fashiliyay qaraxyadii Dhuusa mareeb oo ballanqaad loo sameeyay
Maamulka Magaalada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in la abaalmarin doono ciidamadii amniga ee Shalay ka hortegay labadii qarax ee lala damacsanaa in dhibaato looga gaysto ma gaaladaasi.
Ciidamada ayaa duleedka ma gaalada ku fashiliyay laba gaari oo walxaha qarxa laga soo bu uxiyay, iyadoo raggii kaxeyna yayna ay u muuqdeen kuwa do onaya in bartilmaameed kaga gaystaan gudaha magaalada.
Duqa Dhuusamareeb, Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda-qarow) oo Warbaahinta kula hadlay mid ka mid ah goobihii qaraxyada lagu hakiyay ayaa sheegay in ciidamadu ka horta ggeen dhagartii ay damacsanaayeen malee shiy ada Al Shabaab.
"Waxaa Shalay duulaan baabuur qaraxyo ah lagu soo hubeeyay ay Khawa arijta Al Sha baab ku soo qaadeen Caasim adda Dhuu sam areeb.” Ayuu yiri Duqa Dhuusamareeb.
Duqa Dhuusamareeb ayaa yiri "Qaraxii 1aad ciidamada ammaanka ayaa halkan ku fa shiliyay. Qaraxii koowaad gaari Cabdi Bile ah ayaa halkan loo dhigay, xabadna waa lala dha cay, meel uu maro markii uu waayay ayuu na ftii halligihii meeshaan isku qarxay, meel bann aan oo magaalada 7km u jirto weeye. Meesha as annaga wax nagu gaaray oo gaarigii Cabdi Bilaha ahaa oo loo dhigay qaraxa iyo ninkii da rawalka ahaa oo gaarigaa waday oo dhaawac soo gaaray, wax aan ahayn ma jiraan. Dhag arqabihii 1aad meeshaas buu ku halaagsamay, Ilaahay baana ku mahadsan.”
Mar uu ka hadlayay sida loo fashiliyay qaraxii 2ad ayuu yiri "Qaraxii labaad 10 daqiiqo ka dib ayay ciidamada amnigu fashiliyeen, gaadiid da gaal ayaana runtii laga la hortegay, dhashiike ayaa lala dhacay, uma suurtagelin howshii ay wadeen iyo inay xitaa Dhuusamareeb ku dhaw aadaan, midna. Halkaas isna qaraxii labaad ayaa lagu fashiliyay, dhagarqabihii gaariga wa day baa isna meeshaas ku halaagsamay.”
Duqa Dhuusamareeb ayaa sheegaya in mu dnaantooda la siin doono ciidamada ku dhiirad ay in qaraxyadaasi joojiyaan. "Waxaan rabnaa halkan inaan uga mahadcelino ciidamada am niga, gaar ahaan Ciidanka Booliska iyo Nabad Sugidda oo runtii dhibaatadii ay nimankaasi wadeen, oo ay Caasimadda Dhuusamareeb, shacabka degan iyo dowladda joogta la dam acsanaayeen uu Ilaahay (SWT) ayaga sabab uga dhigay in nimankaasi ay halkan ku halaags amaan. Ciidamadaasi waan amaanaya, waan u mahadcelinaya, waana la abaalmarinaya, In sha’Allah, anigoo Dowladda Soomaali yeed uga wakiil ah mudnaantooda ayay helayaan.” Ayuu yiri Duqa Dhuusamareeb.
Sidoo kale bulshada reer Dhuusam areeb ayuu kula dardaarmay "Ciidamadiina amniga waad arkaysaan shaqada ay idiin qabteen, ha ddii qaraxaasi suurtagal ay noqon lahayd in magaalada dhexdeeda uu taggo intuu dhibaato gaysan lahaa iyo intuu ummad halaagi lahaa, waana la ogya hay wixii Beledweyne ka dha cay. Marka ciidamadiinu waxay mudan yihiin in aad aad iyo aad ula shaqeysaan, uga maha dceli saan, u soo dhaweysaan, una garab ist aagtaan.” Al Shabaab ayaa sheegatay masu uliy adda labada qarax ee looga hortegay dule edka Maga alada Dhuusamareeb.
Qaraxyadan ayaa noqonaya kuwoodii ugu horreyay oo Shabaabku ka gaystaan Dhuusam areeb, tan iyo intii uu soo degay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Dhuusamareeb waxaa tan iyo 5-tii bishii August ku sugan Madaxweynaha Dowladda Federaalka oo isagu juhdi badani ku bixinaya, sidii kooxaa argagixisada looga ciribtiri lahaa Gobolada Dhexe.
Shabaabka ayaa geed dheer iyo mid gaab anba u fuulaya, sidii ay u fashilin lahaayeen gul ufka ballaaran ee kaga furan deegaanada Gal mudug iyo Hirshabelle.
Waxaa si is daba joog ah u soo baxaya dign iino roobab daadad wata oo laga cabsi qabo in ay ka da’aan gobolada dalka
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Mu siibo yinka Md.Maxamuud Macallim Cabd ulle ayaa Shalaya xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu kulan deg-degg ah kula qaatay Xubno ka ko oban qeybaha kala duwan ee Bulshada sida Culimada ,Midowga Jamacadaha,Bankiyada ,Rugta Ganacsiga iyo masuuliyiin kale,waxaa na looga warbixiyey cabsi xoogan oo laga qabo in gu ud ahaan Wadanka ka da’o Roob xoogan maalmaha ina soo aadan oo ka badan ca dadii la sugayey taas oo ka dhalan karta Fata haado,iyo daadadka
El-Niño.
Kulankaan ayaa looga hadlay in Culim ada ka qeyb qataan sii faafinta Wararka Roobkaan si bulshada u taxadarto,in Ganacsatada ay
Cadeeyaan waxa ay heli karaan ee gobol ada dalka iyo Caasimada u yaal si hadii ay dha caan dhacdooyinkaan bulsha da loogu gurma do,in la aruuriyo Qaaraan si isku tashi loo muu jiyo.
Shirjiraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Gu ddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka iyo Guddigaan ayaa shacabka Soomaaliyeed loogu baaqay in ay feejignadaan taxadar dheeri ahna ka muujiyaan Roobkaan oo aad u xoog badan.
Booliska Muqdisho oo go’aan culus ka gaa ray qofkii caaya madaxda qaranka
Taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir Macalin Mahdi ayaa digniin ka soo saaray da dka baraha bulsha da ka caaya ama ka aflaga ade eya madaxda qaranka, isagoo ku goodiyey in arrintaas ay soo afjari doonaan.acalin Mahdi ayaa tusaale u soo qaatay dhul kii Kaasa-italia oo safaaradda Talyaaniga ay soo dalbatay, balse dadkii laga kiciyey ay si cad Madaxweyne Xasan Sheekh iyo qoyskiisa ugu eedeeyeen inay ay agu dhacayaan dhulk aas. Wuxuu sheegay in dadka ka been abuurta madaxda uu dhibane u yahay qaranka Sooma aliyeed, isla markaana uu boolisku u xil-saaran yahay ilaalinta sharciga iyo kala dambeynta bulshada.
"In loo gefo madaxda qaranka xeerarka dal k aan u yaalla waxay ku tahay dembi weyn, madaxweynaha iyo caa’ilooyinkiisa in loo gefo waa dembiga ugu weyn, sarkaal kasta oo boolis ah ayey waajib ku tahay in qofkii dembi gaas galay uu soo qabto oo maxkamad uu hor geeyo,” ayuu yiri Macalin Mahdi.
Wuxuu sheegay in dhulkii madaxweynaha iyo qoyskiisa lagu eedeeyey inay boobayaan ee Kaasa-itaaliya uu Talyaani soo dalbaday, I sla markaana loo baneeyey, maadaama uu markii hore lahaa, hadana soo dalbaday.
"Qofkii wax uusan geysan lagu eedeeyo wuxuu fura karaa dacwo, laakiin hadii madaxda qaranka been lagu eedeeyo waxaa dhibane u noqonaya qaranka dhan, hadda kadib cid laga yeeli doono ma jirto inuu aflagaadeeyo madax da ee uu nabad galo, ma dhici doonto Shalaya kadib,” ayuu hadalkiisa ku sii daray taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir.
Sidoo kale Taliyaha ayaa digniin adag sii yey dad uu sheegay in baraha bulshada ay ma daxda qaranka ka caayaan, isagoo ku goo diyey in taasi aysan sii jiri doonin oo boolisku uu ka shaqey doono inay meesha ka baxdo aflagaadada madaxda. "Hada kadib kama gam ba doono dadka af lagaadeeya madaxda qaran ka, darajada iyo tu utaha waxaan u wadanaa in ay qaranka ugu ad eegno, nin xil qaaday eed qaad, masuuliyadda ma saaran kama gamba doono, eed inaan qaa dano ayaan diyaar u na hay.
Taliyaha qeybta booliska gobolka Banaadir ayaa hadalkaan ka sheegay saldhigga degm ada Yaaqshiid oo xarigga laga jaray, kadib dhis me lagu sameeyey, halkaas Taliyaha guud ee booliska ayaa isna ka sheegay in dembiyada fudud ee dhaca xalkooda loo deyn doono oda yaasha dhaqanka.
DAD FARABADAN OO KU LE’DAY QARAX KA DHACAY GOOB AY KA SOCOTAY XUSKA DHALASHADA NEBIGA SCW
Ugu yaraan 50 qof ayaa dhintay halka 50 kal ena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay dal ka Pakistan, sida uu BBC-da u sheegay mid kamid ah booliska dalkaas.
Qaraxa ayaa jimcaha Shalaya ka dhacay meel u dhow masjid ku yaala gob olka Bol ochistan ee Koonfur-galbeed ee dalkaas, iya doo dadka ay isugu soo baxeen xuska dhala shada nabi Maxamed NNKH.
Booliska ayaa sheeg ay in la tuhuns anya hay inuu ahaa qarax ismiidaa min ah oo lagu bartilmaamedsanayay isu soo baxa dalkaas ee magaalada Mastung. Mas’uuliyiinta dalkaas ay aa ku dhaw aqay xaalad degdeg ah. Dadka ku waxye eloobay qaraxaas ayaa loola cararay laba isbitaal oo ku yaala dalkaas sida boolisku sheegeen. Ma jirto koox ilaa hadda sheegatay
mas’ uuliyadda qar axaas.
Shacabka Muqdisho oo qaatay go’aan culus iyo bannaan-baxyo Shalay dhacay
Magaalada Muqdisho waxaa ka qarxay kacd oon bulsho kii ugu weynaa, dadka ku nool Caa simadda ayaa Shalaya oo Jimco ah isugu soo baxay wadooyinka, iyagoo qaadaya heeso wad ani ah oo ka dhan ah Khawaarijta Al-Shabaab.
Kacdoonkaan ayaa lagu taageerayaa daga alka ay dowladu kula jirto Al-Shabaab, waxaa na Shalaya isugu soo baxay boqolaal shacab, mas uuliyiin iyo ciidan ah.
Wadooyinka waaweyn ee caasimada Muqdi sho ayaa lagu soo ma ray socdaal, degmada Cabdica siis oo ay ku taallo xeebta Liido ay ey masuuliyiin ka tirs an maamulka gobolka Banaadir kula hadleen bulshadii isugu soo baxday banaanbaxa.
Agaasimaha waxbarashada ee maamulka Gobolka Banaadir Cabdifitaax Barre oo ka mid ahaa masuuliyiintii la hadashay bulshada isugu soo baxday fagaarayaasha Muqdisho ayaa she egay in dalku aaday halgan dagaal oo loogu magac daray "Guul ama Geeri.”
Shacabka Muqdisho oo dhiiraday ayaa Sha lay ku dhawaaqayey erayo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab, iyagoo qaadayey heeso laga sa meeyey Shabaab oo laga daaray gaadiid lagu soo xiray codbaahiyeyaal waaweyn.
Ciidamo iyo saraakiil boolis ah ayaa dhex socday dadka isugu soo baxay kacdoonkaan, sidoo kale fanaaniin ayaa heeso ka dul-qaade ysay gaadiidka booliska.
Sidoo kale qaar kamid ah saraakiisha bool iska oo bulshada la hadlay ayaa dalbaday in dowladda lagu garab istaago dagaalka ay kula jirto Khawa arijta Al-Shabaab.
Dalka waxaa loo jiheeyey guluf dagaal oo loogu magac daray "Guul ama Geeri” waxaana hoggaaminaya Madaxweyne Xasan Sheekh oo laba bilood ka maqan caasimadda Muqdisho, kuna sugan furimaha dagaalka.
Cabsidii ay ka qabeen kooxda Al-Shabaab ayaa ka guurtay shacabka Muqdisho, waxayna Shalaya muujiyeen sida ay u dhibsadeen jirita anka kooxdaan soo gumaadeysay sanadaha badan, iyagoo si buuxda u muujiyey inay dow ladda ku garab taagan yihiin ciribtirka kooxda Al-Shabaab.
NISA oo sheegtay inay qabatay shakh sigii Shabaab hubka iyo waxyaabaha qarxa dib bada ugasoo iibin jiray
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay inay gac anta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Ab ba-Sheekh (Saki) oo lagu sheegay inuu yahay shaqsigii ugu muhiimsanaa ee Alshabaab uga soo iibin jiray dibadda hu bka iyo waxyaabaha qaraxyada laga sameeyo.
Sakariye Kamaal oo ah 28-Jir Soomaali ah, ayaa hay’adda NISA waxay sheegt ay inay in muddo ah dabagal ku heysay, waxayna shee gtay inay gacanta kusoo dhigtay xilli uu qorsha ynayay in uu si dhuumaalaysi ah ugu sii gudbo goobaha ay Alshabaab kaga su gan yihiin gudaha dalka.Warbixinta NISA waxaa lagu she egay, in Sa kariye uu ahaa maskaxdii ugu wey neyd ee ko ox isku xiran oo dalka dibaddiisa ka soo iibiyay saanad ciidan oo loo waday Alsh abaab laguna soo dhex-qariyay shixnado gan acsi, kuwaas oo bishii May ee sanadkan ay cii danka Hay'adda NISA ku qabteen dekadda iyo garoonka diya aradaha ee Muqdisho.
Hay’addu waxay sheegtay in ninkan dhawan loo gudbin doonaa Hay'adaha Garsoorka dalka.
Maalin ka hor warbaahinta dalka Kenya ay aa qoraysay in ninkaan la wey san yahay oo ay ka welwelsan yihiin qoys kiisa iyo qareenadiisa, kaddib markii bishii abril lagu xiray Kenya.
Lama oga sababta uu ninkan ugasoo baxay gacanta hay’adaha ammaanka dalka Kenya.
Taliyaha Booliska DF oo amray in dembiya da dhaca qaar dhaqan lagu xaliyo
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin oo xarigga ka jaray saldhigga cusub ee degmada Yaa qshiid ayaa hal arrin faray saraakiisha ho ggaamisa booliska ka howlgala degmoo yinka dalka.
Taliye Sulub ayaa taliyaasha saldhigyada faray in qofka da mbiilaha ah ay sii hayaan oo ay san maxkamad u gud bin inta ay gartiisa ka gelayaan odayaasha dhaqanka.
"Heysan aheyn kiisas waaweyn oo kiis aska damaanada gelin ah, waxaa u adeegsa kartaan xalkooda odayaasha dhaqanka, u yeera u soo bandhiga waxa dhacay, kana suga inta ay xal ka gaarayaan,” ayuu taliyeyaasha saldhigya da faray Jeneraal Sulub.
Taliyaha ayaa saraakiisha booliska faray in tix gelin la siiyo odayaasha dhaqanka oo inta badan xal ka gaara dembiyada dhaca, maada ama dadka kan dembi gala iyo kan laga galo ay leeyihiin waxgarad gartooda goyn kara.
"Markii odayaashu ka quustaan oo kiiska xali waayaan kadib ayaa la aadi karaa maxk amadda iyo hey’adaha gars oorka.”
"Laakiin inta dadka deegaanka, oday aasha dhaqanka iyo culimadu ay ka quu sanayaan xal inta kiiskaas, waxay sara akiisha boolisku ku qasban yihiin in la dho wro tixlinta hoggaanka bulshada, si degmo kasta ay u noqoto mid isku xiran,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Jeneraal Su lub, taliyaha booliska Soomaaliya.
Wuxuu sheegay inay jiraan kiisas aan xa lkooda loo bandhigi karin bulshada oo u baa han in sharciga lagu xaliyo, balse kiisaska fud ud wuxuu taliyuhu faray saraakiisha inay dhaq anka fursad u siiyaan inay xal ka gaaraan.
"Ammaanka iyo kala dambeynta waxaa is ka leh dadka deegaanka ayagaa laga rabaa In ay ka shaqeeyaan, ayaga ayaa degmadooda ka dhigan kara tan ugu ammaanka badan, ha ddii ay iska qabtaan dadka xun ee amniga halista ku ah.
"Hadii dadku aysan amnigooda ilaa shan, cii danku waxaba ma bedeli karaan, Shalaya wax aa muuqata wada shaqeyn fiican oo booliska iyo bulshada caasimad da Muqdisho dhex mar ta,” ayuu yiri taliy aha booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin.
Golaha Ammaanka oo ka jawaabay dalabkii Dowladda Soomaaliya
Golaha Ammaanka ee Qaramada Mido obay ayaa ka jawaabay dalabkii Dowladda So malia, ee ahaa in dib loo dhigo bixida 3,000 Askari oo kamid ah Ciidamada ATMIS, kuwaas oo sida qor shuhu ahaa bixi lahaa dhammaad ka bishan September.
Qoraal kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay ayaa waxaa lagu sheegay in codsiga Dowladda uu soo gaaray Golaha, hayeeshee ay kala hadlayaan Midow ga Afrika oo ay hoostagaan Ciidamada ATMIS ee ka howlgallka dalka Soomaaliya, isla marka ana caawiya Ciidamada dowladda Soomaal iya.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoob ay ayaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ugu baaqday inay Midowga Afrika oo ay ciidama dan hoostagaan kala hadlaan arrinta bixit aanka.
Warqadda kasoo baxday Golaha Ammaan kaee Qaramada Midoobay ayaa lagu faray Ha y’adda UNSOS, in ay sii wado taageerada Cun tada, Shidaalka, duulimaadyada iyo taageera da Saadka ee ciidamada ATMIS ay siinayso, ta as oo ku ekaanaysa ilaa 31-ka bisha October ee sanadkan 2023.
Ciidanka Midowga Afrika ee ATMIS oo ay taageerada sii siin doonto UNSOS, ayaa ah 17,626 Askari oo ATMIS ah, ayna ku jiraan 10 40 Askari oo Boolis ah iyo 15,900 oo ah ciida mada xoogga dalka.
UNSOS, ma bixiso musharaadka ciidam ada, waxaana la sugayaa jawaabta dalalka Mid owga Yurub oo ah lacag bixiyeyaasha toos ah ee caawiya Sooma aliya, waxaana tani ay ku soo aadeysaa xilli Soomaaliya ay kujirto xaalad dagaal.
Waddamada ay ciidamadu ka joogaan So omaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwen aha Soomaaliya ee ahaa in muddo saddex bil ood ah sababo farsamo loo hakiyo bixintaanka wejiga labaad ee ciimadama ATMIS, waxaana xusid mudan in Ciidamada ATMIS aysan ka qe yb qaadan dagaalka ka dhanka ah Al-Shab aab ee ka socda dalka.
Dhurwaayo weerar kusoo qaaday shacabka tuulo u dhow Gaarisa
Dadka ku dhaqan Tuulada Faafi, oo qiya astii 70 KM u jirta magaalada Gaarisa ee gobol ka woqooyi bari ee dalka Kenya, ayaa ka cab anaya weerar ay dhurwa ayo raxan-raxan u socda muddooyinkan kusoo qa adaan dadka iyo xoolaha deegaanka.
Weerarkii u dambeeyay ee dhurwaay ada waxaa dhawacyo culus ay kasoo gaareen laba qof, iyadoo xilli sii horreysay uu hal qofku dhint ay. Iska hor-imaadka u dhexeeyay dadka iyo dhurwaayada ayaa yimid kadib biyo yaraan ka dhacday deegaanka ay sababtay in dadka, xoo laha iyo dhurwaaya da ay hal meel biyaha ka
wada cabeen weerarkii ugu dambeeyay.
WAA KUMA DUDAAYE QAREENKA KU CAAN BAXAY KIISASKII MUSUQA EE MAXKMADDA BANAADIR?
Dudaaye
Shalaya waxaa soo gabangaboobay kiisa skii loo haystay qaar kamid ah shaqaalaha dawladda Soomaaliya, oo hanti dhawrka Qar nku ku eedeeyay inay lunsadeen hanti ay lee dahay dawladda Soomaaliya.
kiisaskaan ayaa intii ay socdeen waxaa si toos ah looga baahinayay dhagaysigo oda wa rbaahinta oo uu kamid yahay talefishinka Qaranka Soomaaliya.
Qareenada difaacayay eedeysanay aasha waxaa kamid ah, Cabdullaahi Macalin Muxiy adiin oo ku magac dheer Dudaaye. Laba eedey sane oo kamid ah shan ruux oo ka difaacayay eedo lagu soo oogay ayaa lagu kala xukumay Shalaya sideed bilood xarig ah iyo saddex sano oo xarig ah.
"Iyaga laftirkoodu way guuleysteen ayaa la dhihi karaa", ayuu yiri qareen Dudaadye. "Eed aha ugu cuslaa oo oo dawladdu ku eedeyn eysa waxay ahaayeen inay lunsadeen lacagtii dawladda, oo ay yihiin dad tuugo ah, arrintaa sina maxkam adii way ku waysay.
Xukunka lagu riday labadaas eedeys ane ee uu difaacayay ayuu sheegay inuusan ahayn kii kama dambaysta ahaa ee ay ku qinci lahaay een, ayna qorshey nayaan inay racfaan qaat aan.
"Waxaan rajeyneynaa inaan racfaan u qaadi doono. Qofku wuxuu xaq u leeyahay inuu mu ddo soddon cisho ah racfaan ku qaato, soddon ka cisho ee soo aadan ayaan racfaanka ku qa adan doonaa, kadib marka ay farsamadiisa iyo wadtaashigiisa arimahaas ku aadan ay dhama adaan", ayuu yiri Dudaaye.
Waa kuma Dudaaye?
Cabdullaahi Macalin Muxiyadiin (Dudaay), wuxuu ku dhashay deegaanka Biyacadde ee gobolka Shabeelaha Dhexe, halkaas oo uu ku noolaa ilaa iyo intii ka gaarayay da'da 13 sano.
Dhaqanka miyiga ayuu sheegay inuu aad ugu dheereeyo marka la barbardhigo kan mag aalada oo uu waqtigii ugu badnaa noloshiisa ku qaatay.
Intii uu joogay baadiyaha ayuu sheegay inuu bilaabay waxbarashada, isaga oo waqtigiisa ugu badan galiyay barashada Quraanka, oo sida uu sheegay waqtiga ugu badan uu ku bixin jiray.
Waxbarashada maadiga ah ee hoose, iyo dhexe ayuu sheegay inuu ku qaatay magaal ada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, isa ga oo waxbarashadiisa heerka koobaad ee jaamacadda iyo kan labaadba ku qaatay isla magaalada Muqdisho.
Dudaaye ayaa sheegay inuu jaamacdda ku bartay kulliyada Shareecada iyo Qaanuunka, taas oo lagu barto sida sharciga islaamku u arko qaadista xukunnada iyo sidoo kale qaanu unka kale ee caalamiga ah. Dudaaye ayaa sheegay inuusan marnaba dibadda u aadin waxbarasho.
Qaar kamid ah dadka isticmaala baraha bul shada ayaa u qiray qareen Dudaaye inuu yah ay nin isku kalsoon, balse isagu sidaas isuma arko.
"Waxaan isku arkaa nin aad daciif u ah", ayuu BBC u sheegay. "Qareeno badan oo iga aqoon bada ayaa jira, qareeno badan oo iga karti badan ayaa jira. Aniga hadda ma ogi sab abta ay dadku u leeyihiin Dudaaye waa karti badan yahay".
Gudoonka Erayada caan baxay ee maxkmadu ku qabs atay Bilowgii kiisaska musuqa ee uu qareen ka u noqday eedeysa nayasha qaar, ayaa waxaa baraha bulshad aha ku baahayay hada lo kooban oo laga soo jaray weedh aha difaaca ee Qareen Dudaaye, kuwaas oo ay ka dhex buuxeen hadalo halhays u eg oo uu isticmaalayay qareenku.
'Adeer', 'Alle hakau barekeeyo' iyo 'Qayr al laha ku siiyo', ayaa kamid ahaa jum ladaha uu isticmaalayay, kuwaas oo ay dadka qaar u arkeen kuwa xiiso leh.
"Dadka Soomaalida ah markey hadlaa ya an, qofkasta waxay leedahay hadal hal ku dhig ah...hadaladaas
waxay kamid ahaayeen hadalada uu aniga afk eyga uu yaqaano", ayuu qareen Dudaaye u sheegay BBC.
Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Ban aadir ayaa xilli ay socotay dhagaysiga dacwad du ka dalbaday qareenka, inuu joojiyo isticmaal ka weedhahaan, isaga oo u sheegaya 'in aan maxkmadda dhexdeeda wacdi loo joogin'.
Qareen Dudaaye ayaa ku macneeyay saba bta guddoonka maxkmadu ugu shee gay inuu joojiyo isticmaalka erayadaan, in ay la xiriiri karto dareenka eedeysanaha ama dacwad oo gaha oo ka fikiray guddonku.
"Marka maxkamadda la joogo waxaa mam nuuc ka ah hadal qofka dhaawici kara", ayuu yiri Duddaye.
"Gudoomiyuhu inuu arrinkaas iga diidaayay waxaan u arkay inuu u fikiraayay 'in qofka lala hadlaayo oo adeer la dhah aayay ama allaha ku barakeeyo la dhaah ayay, yaan inta la bee rjilicsado', yacnii nuucaas inuu fikiraayay ayaan isleeyahay".
Wali waxaa jiro eedeysanayaal kale oo lagu eedeeyay musuqmaasuq, kuwaas oo aan wali hor imaan maxkamadda, lana sheegay inay ba xsad ku maqan yihiin. XIGASHO:-BBC
Qarax khasaare badan gaystay oo ka dha cay Degmada Buuloburde
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah aa oo Shalay ka dhacay aagga Suuqa Degmada Buulob urde ee Gobolka Hiiraan.
Nin la socday gaari Leyla Calaawi ahaa oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa isku qar xiyay inta u dhaxeyso suuqaasi iyo xaafado la degan yahay.
Wararka ayaa sheegaya in ninkaasi uu si kedis ah isugu qarxiyay halkaasi, xilli ay ku da ba joogeen ciidamada amniga, iskuna dayayay in ay rasaas ku joojiyaan gaariga.
Goobjoogeyaal ayaa sheegay in dad isugu jira askar iyo rayid ay ku dhinteen qaraxaasi, tiro kalena ay ku dhaawac meen.
Inta la xaqiijiyay lix qof ayaa la ogyahay in qaraxaasi ku geeriyoodeen, halka sad dex iyo toban kalena ay ku dhaawac meen
Dadka qaraxa ku geeriyooday waxaa ka mid ah wiil iyo gabar wada dhashay iyo nin kaloo lagu sheegay inuu shaybaariiste ahaa.
Sidoo kale qaraxa ayaa burbur baaxad leh u gaystay dhismayaal la deganaa iyo weliba goobo ganacsi.
Sabtidii ayay ahayd, markii gaari xamuul ahaa oo lagu soo raray walxaha qarxa lagu bar tilmaameedsaday kontoroolka Horseed ee Mag aalada Beledweyne. Qaraxaasi waxaa ku dhin tay 34 qof, 48 kalena way ku dhaawacmeen.
Waxaan jirin cid sheegatay masuuliyadda qa raxan ugu dambeeyay ee ka dhacay Buulobu rde, hase yeeshee Gudoomiyaha Gobolka Hiir aan, Cabdullaahi Axmed Maalin (Sufurow) ay aa ku eedeeyay mintidiinta Al Shabaab.
Gudoomiyaha ayaa qoraal uu soo saaray kaga tacsiyeeyay intii ku dhimatay iyo intii kale ee ku dhaawacantay weerarkaasi argagixiso.
Ciidamada amniga ayaa Shalay duleedka Magaalada Dhuusamareeb ku fashiliyay laba qarax oo la doonayay in gudaha loo geliyo magaaladaasi.
Shabaabka oo ka careysan gulufka dagaal ee kaga furan Gobolada Dhexe ayaa isku day aya, sidii ay hawlgalkaasi militari u fashilin lah aayeen.Qarax khasaare badan gaystay oo ka dhacay Degmada Buuloburde
Sidoo kale qaraxa ayaa burbur baaxad leh u gaystay dhismayaal la deganaa iyo weliba goo bo ganacsi.
Sabtidii ayay ahayd, markii gaari xamuul ah aa oo lagu soo raray walxaha qarxa lagu bart ilmaameedsaday kontoroolka Horseed ee M/ Beledweyne. Qaraxaasi waxaa ku dhintay 34 qof, 48 kalena way ku dhaawa cmeen.
Waxaan jirin cid sheegatay masuuliy adda qaraxan ugu dambeeyay ee ka dhac ay Buul oburde, hase yeeshee Gudoomi yaha G/Hii raan, C/hi Axmed Maalin (Sufu row) ayaa ku eedeeyay mintidiinta Al Shabaab.
Gudoomiyaha ayaa qoraal uu soo saaray kaga tacsiyeeyay intii ku dhimatay iyo intii kale ee ku dhaawacantay weerark aasi argagixiso.
Ciidamada amniga ayaa Shalay duleedka M/Dhuusamareeb ku fashiliyay 2 qarax oo la doonayay in gudaha loo geliyo magaaladaasi.
Shabaabka oo ka careysan gulufka dagaal ee kaga furan G/Dhexe ayaa isku da yaya, sidii ay hawlgalkaasi militari u fashilin lahaayeen.Xigasho:-Dhacdo.Com
Xaaska madaxweyne Ali Bongo oo la amray in lasoo xiro iyo Dambiyada loo heesto
Dacwado la xiriira lacag dhaqis, hanti la xaday, iyo isticmaalka lacago been abuur ah ayaa Shalaya oo Jimco ah lagu soo oogay xa aska madaxweynihii xilka la ga tuuray ee dalka Gabon Ali Bongo.
Dacwad oogaha guud ee dalkaGabon Andre Patrick Roponat ayaa Shalaya oo Jimco ku dhawaa qay in Sylvia Bongo oo ah xaaska madaxweyn ihii xilka laga tuuray la horgeeyay garsooraha dambi baarista lana amray in lasoo xiro.
Waxaa sidaan oo kale horey dacwado la xa riira musuq maasuq iyo wax isdaba marin isna loogu soo oogay loona xiray wiilka madaxweyn ahihii la af-gambiyay ee dalka Gabon Noured din Bongo Valentin.
Qoyska madaxweynihii xilka dalka Gabon laga tuuray ayaa xilligan wajahaya cadaadis ka ga imaanaya milatariga xilka ka tuuray, kuwaa oo kusoo oogaya qoyskan talada dalkaasi mu ddo fog soo hayay musuq maasuq iyo dambiyo kale.
Madaxweynihii xilka laga tuuray ee dalka Gabon Ali Bongo oo xabsi guri la galiyay 30-kii bishii Agoosto ee sannadkan ayaan laga heyn wax war iyo wacaal ah, mana jiro wax war ah oo milatariga kasoo saareen xaaladiisa iyo halka uu joogo.
Arday Ku Diley Saddex Ruux Magaal ada Rotterdam Ee Dalka Holland
Nin hubeysan ayaa saddex qof ku dilay magaalada Rotterdam ee dalka Holland iyadoo labo ka mid ah dadka uu diley ay ahaayeen hooyo iyo gabadheedii.
Eedeysanaha oo 32-jir ah, ahaa arday ayaa toogasho ku dilay Haweeney 39-jir ah iyo gaba dheeda oo 14 jir ahayd kuaasoo ku noolaa Xaafad uu degganaa.
Kadib markii uu dab qa badsiiyay guriga hawee neyda, ayuu ninka hubeys an waxa uu galay isbitaal ka jaamacadda Rotterdam Medical Center, halkaasi oo uu galay fasal ku na toogashana ku diley macalin 43 jir ah.
Ciidamada ammaanka ayaa gacanta ku soo dhigey ninkii ka dambeeyay weerarkan waxaa na la sheegay inuu ka mid ah ardayda jaamac ad xiriir la leh isbitaalka uu weeraray.
"Waxaan aad uga naxay dhacdo naxdin leh, rasaas ayaa ka dhacday laba meelood oo kala duwan oo magaalada ah, dad badan ayaa goob-joog ka ahaa,” ayuu yiri duqa magaalada Rotterdam Ahmed Aboutaleb. "Dareenka mag aalada ayaa ah mid aad u sarreeya, waxaan tacsi u dirayaa dadkii ku dhintay.”
Madaxa dacwad oogaha Rotterdam Hugo Hillenaar ayaa yiri: "Eedeysanaha hore ayaa loo yiqiin waxaana sanadkii 2021kii lagu soo oogay dacwad ahayd xadgudubka xoolaha.”
Muuqaalo la soo galiyay online-ka ayaa mu ujinayay booliska oo ku amraya ardayda oo qaarkood xirnaa shaarka cadaanka ah in ay banaanka u soo baxaan iyadoo kooxaha soo qabtay oo aad u hubeysan ay soo gaareen goobta.
Mareykanka oo $5m u ballan qaaday ciddii keenta xogta Abuukar Cali Aadan
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dalka Mareykanka ayaa sheegtay in lacag dhan 5 milyan oo dollar ay ku abaalmari neyso qof kasta oo soo sheega Abuukar Cali Aadan oo la tilmaamay in uu yahay ku xigeenka horjooga yaasha kooxda Al-Shabaab ee ku sugan Soomaaliya.
Qoraal ay soo saareen barnaamijka Abaal marinta Caddaaladda ee dalka asi,ayaa lagu sheegay in lacagaasi la siin doono cid kasta oo keenta xog ku saab san horjoogahaasi iyo sida loo heli karo.
Bishii Jannaayo 2018, Wasaa radda Arrimaha Dibadda ayaa Abuukar Cali Aadan u aqoonsat ay Argagixiso Caala miga ah, kadib markii kooxdiisa la tilmaa may inay khatar ku yihiin muwaadiniinta Marey kanka , amniga qaranka, siyaasadda dibadda iyo dhaqaalaha Mareykanka.
kooxdaan xagjirka ah ayaa sheegatay mas ’uuliyadda weeraro badan oo ka dhacay Soom aaliya, Uganda iyo Kenya ,gaar ahaan weerar radii ismiidaaminta ahaa ee July 11, 2010 ka dhacay magaa lada Kampala ee dalka Uganda, halkaasi oo ay ku dhinteen in ka badan 70 qof oo uu ku jiray qof Mareykan ah.
Sidoo kale kooxdaasi waxa ay sheeg atay weerarkii lagu qaaday xarunta ganacs iga ee Westgate ee magaalada Nairobi sanadkii 2013, halkaasi oo ay ku dhintay in ka badan 60 qof waxaana ku dhawacmay ilaa 200 oo kale.
2008-dii Maraykanka wuxuu kooxda Al-Shab aab u aqoonsaday urur argagixiso shisheeye.
Xukuumadda Mareykanka oo qayb aha an shaqada joojinaysa Axadda, haddii aan…
Xafiisyo badan oo dawladda Maraykanka ah ayaa laga yaabaa in qayb ahaan shaqadooda la hakiyo, wixii loo gaadho maalinta Axa dda ee soo socota.
Arrintaan ayaa imaneysa kadib markii mudanayaasha golaha baarlama anka ee Maraykanku ay ku guuldaraysteen in ay isla meeldhigaan, miisaaniyadda ay dawlad du ku shaqaynayso 12-ka bilood ee foodda in nagu soo haya.
Qodobada la isku hayo ayay ka mid yihiin, in lagu daro, lacago lagu taageerayo dalka Ukr aine, si ay isaga caabbiyaan Ruushka, xakam aynta muhaajiriinta ka soo gudbaya xuduudda Mexico iyo Maraykan ka, iyo weliba arrimo taa banaya barnaami jyada daryeelka bulshada Maraykanka ah.
Golaha Senate-ka ee ay maamulaan xisbiga Dimoqraadiga ayaa ku dedaalaya inay meelm ariyaan qorshe wakhti gaaban ah oo xukuum addu ku shaqayn karto, hase ahaatee weli may helin codad dhamays tiran oo qorshahaasi sha rci ku noqon karo. Dhinaca kale Afhayeenka aq alka wakiillada ee Maraykanka Kevin McCarthy oo ka soo jee da xisbiga Jamhuuriga, ayaa ku gacan-say dhay dedaalada ka socda aqalka Senate-ka. Xafiisyada dawladda ayaa Kha miistii bilaab ay inay shaqaalohooda ku warg eliyaan, tallaa booyinka dhici doona, haddii aan la ansixin mii saaniyadda dawladda.
Hoggaamiyaha xisbiga Jamhuuriga ee gol aha Senate-ka Mitch McConnell ayaa uga di gay mudanayaasha aqalka waki illada, dhiba atada ka dhalan karta haddii la joojiyo shaqada xukuumadda, gaar ahaan, xakamaynta duufaanta muhaajiriinta ah ee ku soo qulqulaya xuduuda koonfureed ee Maraykanka.
Sweden oo DFS ugu hanjabtay Xayir aad, haddii aysan taageerin Soomaalida la soo...
Sweden oo DFS ugu hanjabtay Xayiraad, haddii aysan taageerin Soomaalida la soo tarx iilayo Xukuumadda haatan ka talisa dalka Sw eden waxay doonaysaa inay arkaan masaafurin badan ee Soomaalida magangelyo-do onka ee la diiday codsiyad ooda iyo kuwa ka soo hor jeeda amarka tarxiilka ee la soo saaray.
Sida laga soo xigtay warbixin laga baahiyey Telefishinka Swedish television (SVT), waxay dowladda Sweden u isticm aalaysaa deeqaha sidii hub muranka dha nka socdaalka, iyadoo ku goodisay inay kaalmooyinka dhaqaalaha ka la laaban doonaan waddankii diida inay iskaa shi ka geystaan sidii qaxootiga codsiyadooda magangelyo-doonka la diiday dib loogu celin la haa dalalka ay asal ahaan ka soo jeedaan.
Bishii May ee sanadkan 2023-ka, wasiira da wasaaradaha Horumarinta Iska ashiga iyo Socdaalka ee dalka Sweden waxay si wadajir ah qoraal ugu direen dowladda Federalka Soo maaliya, kuna wargeliyeen inay iskaashi xoog an ka muuj iyaan qorshaha qaxootiga Soomaa lida ee Sweden laga soo masaafurin doono.
Telefishinka SVT oo arkay nuqul ka mid ah qoraalka loo diray DFS ayaa soo tebiyey in do wladda Sweden oo muddo dheer ahayd deeq-bixiyaha ugu weyn Soomaaliya ay haatan dib u eegis ku hayaan kaalmooyinka horumarinta.
Wasiirka Iskaashiga Horumarinta Swed en, Johan Forssell waxa uu sheegay inuu hadafku yahay inay Xukuumadda Cusub ee Sweden da rdar gelinayso Arrimaha Tarxiilka iy inay dalal ka kale ku baraaru gaan Isbedelka ku yimid Siy aasadda Sweden ee Kaalmooyinka Horuma rinta.
Dhanka kale, Agaasime Gobaleedka Hay’a dda Diakonia ugu qaabilsan Qaarada Afrika, Philemon Gazi waxa uu si kulul u naqdiyey Go’ aanka Dowladda Sweden, isagoo xusay inay walaac ku abuurayso dadka ku nool gudaha Somalia ee Gargaarka ka hela Sweden.
Sida laga soo xigtay Wakaallada Kaa lma da Sweden (The Swedish Aid Agency) ee SI DA, ma jiraan Kaalmo Swedish oo si toos ah loo siiyo DFS.
Si kastaba, Dowladda Sweden waxay bar tamihii bishii August ee sanadkan 2023-ka ku dhawaaqday inay dalkeeda laga soo tarxiilayo Kumanaan Muhaajiriin Shisheeye ah oo la diiday Codsiyadooda Magange lyo-doonka iyo kuwo kale oo iskooda u codsaday in dib loogu celiyo dalalkooda Hooyo.
Muhaajiriintaasi waxay ka soo kala jeedaan dalalka Iraq, Iran, Afghanistan, Uzbekistan iyo Somalia, iyadoo Tirada Qaxootiga Soomaalida ee laga soo tarxiil ayo Sweden gaarayaan 467 qof, sida lagu caddeeyey Tiro-koobkii Wasaara dda socd aalka Sweden soo saartay bishii August ee la soo dhaafay.
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AHSABTI 30-KA SEPTEMBAR 2023-KA
..