HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 26-KA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Tuesday September 26, 2023 - 08:07:00 in Wararka by
  • Visits: 407
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 26-KA SEPTEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dhuu samare eb ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federa alka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dorraad magaalada Dhuusamareeb ku qaa bilay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Ibrahim Mete Yagli oo uu wehliyo Taliyaha Dugsiga tababbarada ciidam ada ee TurkSom, Sarreeye Guuto Sebahattin Kalkan.

Madaxweynaha Jamh uuriyadda ayaa masu uliyiintan kala hadlay xoojinta xiriirka iskaa shi ee labada dal, gaar ahaan dhanka amniga, isaga oo uga mahad celiyey Dowladda Turkiga taageerada ay mar w alba la garab taagantahay Dowladda iyo shac abka Soomaaliyeed ee ku jira halganka dib u xo reynta, dowlad-dhiska iyo horumarinta.

Dhankiisa, Danjiraha Dowladda Turkiga ee So omaaliya Mudane Ibrahim Mete Yagli ayaa bo gaadiyay dadaallada ay Dowladda iyo shacabka oo iskaashanayaa ay ugu jiraan ciribtirka kooxaha Khawaarijta ee diiddan nabadda iyo horumarka dalka, isaga oo hoosta ka xariiqay in Turkigu uu door wanaaagsan ka qaadan doono xaqiijinta Soo maaliya nabadoon, horumarsan oo ka caagan Khawaarijta.

Maxaa kasoo baxay kulankii Aadan Mad oobe iyo mucaaradka K/Galbeed?

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulan gaar ah oo ay Dorraad magaalada Muqdisho ku yeesheen guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe iyo xubnaha mucaaradka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kulanka oo ahaa mid xas aasi ah ayaa waxaa intiisa ba dan diiradda lagu saaray arr imaha doorashoo yinka Koon fur Galbeed oo ay isku haya an mucaaradka iyo Lafta gareen.

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaa liya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo ay hareero taagan yihiin musharixiinta kale ee Koo nfur Galbeed ayaa sharraxaad ka bixiyay kulanko oda iyo waxyaabaha looga hadlay, maadaama uu ku soo aaday xilli xasaasi ah.

Jawaari ayaa shaaca ka qaaday in Sheekh Aadan Madoobe ay kala hadleen heshiiskii uu gar wadeenka ka ahaa ee ay Baydhabo kula gaareen madaxweynaha hadda talada haya ee Koonfur Galbeed iyo sidii loo dhaqan-gelin lahaa, maadaa ma la joogo xilligii doorashada.

‘Waxaan Dorraad guddoomiyaha u sheegnay heshiiskii ay isaga iyo madaxweynaha ay garwad eenka ka ahaayeen Baydhabo ee 4 Febraayo la gaaray farsamadii iyo tabtii lagu fulin lahaa, meel fiicana waan isla soo dhignay” ayuu yiri guddoom iye hore Jawaari.Rugcadaa siyaasadeed Maxamed Sheekh Cis maan (Jawaari) ayaa sidoo kale xusay inay iyagu diyaar garoobeen, ayna Baydhaba aadayaan bi sha soo socota, si doorasho loo qabto.y "Waxaan rajeynaa in bisha October 5-teeda aan aadno Baydhaba, si loo fuliyo heshiiskii aanu ka gaarnay doorashada” ayuu sii raaciyay.

Sidoo kale wuxuu ku daray "Waxa aan rabno waa nabad-gelyo, doorasho xor ah, xalaal ah oo shacbiga gacantooda wax ku dooranayaan inay dhacdo”.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo isugu deegaankan kasoo jeeda ayaa horay u dhigay go gosha dib u heshiisiinta ee lagu qabtay Bay dhaba, balse arrinta ayaa u muuqata mid soo cus boonaatay, maadaama la gaaray waqtigii lagu he shiiyay in la bilaabo doorashooyinka.

Si kastaba, madaxweyne Laftagareen ayaa la gu eedeynayaa

Ra’iisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka maray kanka

Ra’iisul wasaaraha Xukuu madda federaalka Soomaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Mara ykanka,mu naasabadan ayaa ka dhacday Gob olka Minnesota ayuu Ra’iisul wasaaruhu warbixin ka siiyey qurbejoogta Soomaalida ee ku nool dalka Maraykanka.

Ra’iisul wasaare Xamse ayaa Jaaliyadda Dalka Maraykan wuxuu ku ammaaanay sida ay door muhi im ah uga qaataan dib u Dhiska dalka & sida ay uga hormar uga sameeyeen arrimaha Siyaasa dda,caafimaadka,Ganacsiga & wax Barashada.

Ra’iisul wasaaraha ayaa xusay in dowl addu ahmiyadda koowaad siisay ka sifay nta khawaarij ta,isagoo Jaaliyadda ka cods aday in ay dowla dda ku garab siiyaan sida ay dalka uga xorrayn lahayn kooxaha khawaarijta.

Dhinaca kale Ra’iisul wasaaraha ayaa Jaaliy adda war-bixin ka siiyey dayn cafinta & meesha ay marayso isagoo sheegay guulo wax ku ool ah laga gaaray.

Jawaari oo shaaciyey maalinta ay tegayaan Baydhaba iyo qorshe culus oo socda

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soom aaliya Prof. Maxamed Sheekh Cisma an Jawaari oo ka mid ah siyaasiyii nta doorashada Koonfur Galbeed u xusul duubeysa ayaa shaaciyey ma alinta ay tegayaan Baydha ba.

Jawaari ayaa sheegay in 5-ta bisha soo socoto ay aadi doonaan magalaada Baydhaba, si bisha Janaa yo ee sanadka soo socda ay u qabtaan doora shada Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah Cabsicasiis La ftagareen oo qaarkood shaaciyey inay doonayaan kursiga ayaa Dorraad Muqdisho kula kulmay gu ddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Madoobe, waxayna kala hadleen arrimaha doora shada maamulkaas oo khilaaf adag uu ka jiro.

"Waxaan ku soo tashanay in aan is aragno ma daxweynaha gudoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda kale ee dalka, guddoomiyaha ayaan ka bilownay oo Dorraad waxaan kala hadalnay hes hiiskii Baydhaba oo gar-wadeen ay ka ahaayeen sidii loo dhaqan geli lahaa,” ayuu yiri Jawaari oo faahfaahin ka bixiyey kulankii Dorraad.

Kulanka oo ahaa mid xasaasi ah ayaa waxaa intiisa badan diiradda lagu saaray arrimaha doora shooyinka Koonfur Galbeed oo ay isku hayaan mucaaradka iyo Laftagareen.

Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Soom aaliya, Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo ay hareero taagan yihiin musharixiinta kale ee Koo nfur Galbeed ayaa sharraxaad ka bixiyay kul akooda iyo waxyaabaha looga hadlay, maa daama uu ku soo aaday xilli xasaasi ah.

”5-ta bisha soo socoto waxaan aadi doonaa Baydhabo si bisha Janaayo loo doorto Madaxw eynaha Koonfur Galbeed, Dorraad guddoomiyaha meel fiican ayaan wax isla soo dhignay, ilaa bisha soo socota ee Diseenbar waxaa bilaaba doonta doorashada baarlamaanka si Janaayo loo doorto Madaxweynaha” ayuu yiri Jawaari.

Khilaaf adag ayaa ka taagan doorashada mad axweynaha K/Galbeed, Laftagareen oo hadda maamulkaas hoggaamiya ayaa rajo ka qaba inuu dhaqan galo qorshe hal sano oo mudo kordhin ah loogu sameeyey, balse mucaaradka ayaa aad u diidan muddo kororsigii dhacay.

Dowladda federaalka ayaan ilaa hadda mow qifkeeda cadeyn, balse heshiis lagu kala Baydh aba oo gar-wadeen ay ka ahaayeen xasan She ekh iyo Sheekh Aadan Madoobe ayaa lagu go’a amiyey in doorashada K/Galbeed ay hoggaamiso wasaaradda arrimaha gudaha dowladda dhexe, iyadoo hoos loo dhigay awooda uu habsami u soc odka doorashada ku yeela karo Laftagareen.

Laftagareen ayaa horay mucaaradka ugu dii danaa inay tagaan Baydhaba, balse hadda lama oga sida ay siyaasiyiintaan ugu miisaanka culus K/Galbeed ay ku tegi karaan magaalada Baydh aba oo ay sheegeen in 5-ta bisha soo socota ay tegi doonaan.

Soomaaliya Oo Uga Mahad celisay Dowl adda Mareykanka Taageerada Barnaam ijka Deyn Cafinta

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa Dor raad shir muhiim ah oo ku qabsoomay aaladda foggaan araga waxa uu la yeeshay Mr. Eric Mayer oo ah Ku-xigeenka Kaaliyaha Xogahayaha Waa xda Maaliyadda Mareykanka ee Arrimaha Bariga Dhexe iyo Afrika.

Shirka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray hannaanka dib-u-habeynta Maaliyad da, qorshayaasha horumar inta kadib marka lag aaro barta kama dambeysta ah ee Deyn Cafinta Soomaa liya iyo taageerada Dowla dda oo ay ugu horrey so maalgalinta iyo mash aariicda lagu caawiyo dad ka dan yarta ah ee Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige oo faah-faahin kooban ka bixiyay kadib shirka, ayaa shee gay in uu uga mahadceliyay taageerada joogta ah ee Dowladda Mareykanka oo dhinacyo badan leh, uguna horreyso taageerada dhammaan heerarka laga soo maray barnaamijka deyn cafinta, iyo ma algalinta qorshayaasha horumarineed ee Dowl adda.

Dowladda Mareykanka waxa ay ka mid tahay Saaxiibada Caalamiga ah ee Soomaaliya ka taa geero dhinacyada horumarinta dhaqaalaha, Dowl ad wanaagga iyo dib -u – dhiska Hey’addaha muh iimka ah ee Dowladda.


Barre Hiiraalle "Saraakiil & ciidamo Itoobiy aan ah ayaa igu amray inaan Dooloow uga baxo 24 saac gudahood"

Siyaasi Barre Aadan Shire Barre Hiiraalle oo ka mid ah siyaasiyiinta caanka ah ee kasoo jeeda gobolka Gedo ayaa sheegay in saraakiil iyo cii damo ka tirsan dowladda Itoobiya ugu hanjabeen inuu isaga baxo gobolka Gedo.

Siyaasi Barre Hiiraalle oo wa reysi siiy ay BBC-da laante daaf ka Soomaaliga ayaa sheeg ay in Dorraad saraakiil iyo ciid amo Ito obiyaan ah gurigiisa ugu yimid ay ku amreen inuu isaga baxo magaalada Doolow ee gobolka Gedo mudo 24 saac guda hood ah

"Saraakiil iyo ciidamo isla socda ayaa guriga iigu yimid kuwaas oo igu amray inaan iaaga baxo magaalada 24 saac gudahood, hadii aan ka bixi waayana aniga oo katiinadeysan ay diyaarad i sa ari doonaan, ma ogi sababta sarakiishan iyo cii damadooda amarkaan ii dul dhigeen, waliba ani goo ah qof xasaanad leh oo gurigiisa jooga" ayuu yiri Barre Hiiraalle.

Wuxuu sidoo kale sheegay in wax suurtaga laya aysan aheyn inuu isaga baxo magaalada uu dagan yahay oo gurigiisa ku yaala, taas badal keedana uu ka xigo dagaal.

"Handadaad yeeli maayo waxaa aniga i waa rdiyeeya ciidanka xoogga dalka hadii dowladda Itoobiya saraakiisha iyo ciidankeeda la ogtahay arintaan waxaa laga raba sababta dowladda Ito obiya, hadii ay arintu xoog noqoto wan dagaalami doona koley hadii la dagaalamana ama waa ma guuleysan ama waa la guul dareysan" ayuu yiri Barre.

Si kastaba ha ahaate Barre Hiiraalle ayaa ka mid ahaa siyaasiyiinta sida weyn uga soo horjee day maamulka Jubblanad, tan iyo markii la aas aasay maamulkaas, waxaana xusid mudan in Barre Hiiraalle iyo maamulkaasi uu dagaal culus horay ugu soo dhexmaray magaalada kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

DFS oo walaac ka muujisay saamaynta ka dha lan karta hakinta M/Yurub ee taageerada garg aarka dalka

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboo yinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, Maxamu ud Macalim Cabdulle, ayaa sheegay go'aanka Midowga Yurub uu ku hakiyay taageerada garga arka Soomaaliya uu uga sii dari karo cunno yarida ka jirta Soomaaliya.

Guddoomiyaha ay aa yiri, "Tani waa wax si cad noo khuseeya. Xaaladdu weli waa halis. Ku dhawaad 4 milyan oo muwaadiniinteena ah ayaa wali loo tix galinayaa in ay cunto yari heyso, iyadoo 20% dad ka oo dhan ay hadda barakaceen. Ku dhawaad hal milyan oo qof iyo 1.5 milyan oo carruur ah ay aa halis ugu jira nafaqo xumo. Marka waa xaalad aad u adag guud ahaan.

Guddoomiyaha SoDMA waxa uu shee gay in Soomaaliya ay haatan isku diyaa rinayso saame ynta duufaanta El Niño oo la sheegay inay ku dhufan karto qeyb kamid ah magaalooyinka dha ca xeebadaha ee dalka.

"Soomaaliya waxaa soo food saartay daa dad xooggan oo ku dhawaad barakiciyay hal milyan oo qof, dhibaatoo yinka soo socda iyo fatahaada ha ayaa barakicin doona dad intaas ka badan. Ku dhawaad 50% dadku waxay halis ugu jiraan cunto yari waxayna u baahan doon aan gargaar bini'aadantinimo oo degdeg ah", ayuu hadalkiisa sii raaciyay. Maxamuud Macalim Cabdulle, wuxuu sheegay inay halis tahay in deeq-bixiyeyaasha iyo beesha caalamku ay go'a ansadaan in la hakiyo gargaarka Sooma aliya, isagoo tilmaamay in go’ aankaasi uu si dhab ah u saameyn doono dadka ugu nugul dalka.

In ka badan 700 Neef Geel ah oo loogu talo gal ay xuska Nabigeenna NNKH oo lagu soo bandhigay Muqdisho

Xarunta Daarul Mustafaa ee ku taal Degmada Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay in ka badan 7 boqol Neef oo Geel ah looguna talo galay in Bishaan Mowliidka loo yaqaan lagu xuso dhalashada Nabigeena Maxa med NNKH. Xaruntaan lagu soo bandhigay boqo laalka Neef ee Geela ah waxaa lagu magacaabo Daaru-Mustafa. Sheekh Maxamed Bukhaari

oo ah Wadaadka iska leh Xarunta iyo dad mux siniin ah ayaa bixiyay boqolaalka neef ee Geela ah waxayna ugu talo galeen in xuska dhalashada lagu bixin doono xoolahaani. Wadaadka, iyo culumada kale ee asxaabtiisa ah ayaa ugu baaqay bulshada Soo maaliyeed inay ka soo qeybgalaan maalmaha xuska dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH. Sheekh Maxamed Bukhaari,Khaliif Axmed She ekh Cumar (koora-weyne) iyo Sheekh C/llaahi Maxamed Macalin ayaa hadalo ka soo jeediyeen munaasabada lagu soo badhigaayay boqolaalka asi geel .

Inkastoo dhowr wadaad ay hadleen ha dana waxaa soo gabagabeeyay Sheekh Maxa med Nuur Bukhaari kaasoo sheegay in Alle SWt uu siiyay una suurtagaliyay inay helaan 708 neef oo geel. "Dorraad ayaan soo iibinay 708 neef oo geel ah Alle ayaa na siiyay waxaana Habeen hore hal neef ka dhignay furitaanka ducada waxaana Dorraad noo dareeray 707 neef oo geel ah dha maantoodna waxaan ku bixin doona Alle dartiis " Dhanka kale wuxuu ugu baaqay shacabka Soom aaliyeed inay ka soo qeybgalaan xuska ay u dhig ayan dhalashada Nabigeena Muxumed SCW).

"Waxaan noo furan gogoshii, siyaaradii iyo xafladii Nabiga oo ay fidiyeen dariiqadii nabiga SCW ayna ka adeegayaan jameecda Nabi Muxu med SCW”ayuu mar kale yiri Sheekh Maxamed Bukhaari. No description available.

Somaliland oo jawaab kasoo saartay hadalkii Museveni ee ahaa inay DF Soomaaliya…

Somaliland ayaa mar kale ku gacan sayrtay inay dowladda Federaalka Soom aaliya la gasho wada-hadallo ku saabsan in labada dhinac ay dib u midoobaan.

Arrintan ayaa timid kadib markii mada xweyn aha Uganda Yoweri Museveni uu sheegay inuu diyaar u yahay inuu dhex-dhexaadiyo lab ada dhinac. Museveni ayaa qora al uu soo dhigay X (Twitter) ku she egay in labada dhinac ay wajahayaan caqabado isku mid ah, ayna u baahan yihiin inay mid oobaan.

"Dadku waxay la kulmayaan caqabado isku mid ah iyadoon loo eegayn midab iyo diin; sidaa darteed waa inay qaataan siyaasadda danta, oo ka muhiimsan siya asadda aqoonsiga,” ayuu yiri Museveni.

Hase yeeshee bayaan kasoo baxay wasara adda arrimaha dibedda Somaliland ayaa lagu she egay inaysan wax qorshe ah ka laheyn wada-had allo ku saabsan dib ula midoobidda Soomaaliya, sida ay hadalka u dhigtay.

"Xukuumadda Somaliland waxay cadde yney saa in wada-hadal kasta oo Somali land iyo Soo maaliya u furma aanay ka wada-hadli doonin mid ow, balse ay ku saabsanaan doonaan sidii laba daii waddan ee hore u midaysnaa ay horey ugu dhaqaaqi lahaayeen si kala gooni ah,” ayey tiri wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland.

"Sidaas darteed, Jamhuuriyadda Soma liland waxay mar labaad u xaqiijineysaa Midowga Afrika iyo beesha caalamka inteeda kaleba in aanay qor shaha ugu jirin wada-hadal ku saabsan midnim ada Soomaaliya.”

Dhinaca kale, wafdti ka socda Somalil and oo ay ku jiraan wasiirada arrim aha dibedda Ciise Ka yd iyo ganacsiga Maxamuud Xasan Sacad ayaa Axaddii ku sugnaa Jabuuti.

Wafdiga ayaa la kulmay madaxweyne Isma aciil Cumar Geelle. Booqashadooda ayaa kusoo aaday mid uu Jabuuti ku joogay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Axaddii halkaas kula kulmay xoghyaha gaashaandhigga Mareykanka Lloyd

Xubno kasoo goostay Shabaabka ka dagaa llamaya G/ Mudug oo lasoo banhigay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ,gaar aha an guutada Gor Gor ee ku sugan degmada Xar ardheere ee gobolka Mudug ayaa soo bandhigay labo xubnood oo kasoo goos tay kooxda Al Shabaab . Labadan dagaalyahan ee ka soo goostay Al Shabaab oon kasoo jeedin Galmudug ayaa sheegay inay isaga soo baxeen kooxdii ay katirs anaayeen, kaddib markii ay sheegeen in dhibaato badan la kulmeen.

Xasan Xusseen Cali Magaca Afgarashadiisu ahaa (Maxamed Deeq) iyo Deerow Macalin ibraa him Magaciisa Afgarashada (idris) ayaa sheegay in muddo ah katirsanaayeen Al Shabaab, waxa ayna xuseen in ay kaga soo biireen gobolada Jubbooyinka.

Dagaallamayaasha Al Shabaab ee ku sugan gobolka Mudug ayaa xilligan wajahaya xaalado adag, waxa ayna kooxda la kulmeen duqeymo cu lus iyo weeraro joogto ah, waxaana lagala ware egay deegaanno dhowr ah oo gacantooda ku jirtay.

Dowladda Soomaaliya ayaa marar badan ugu baaqday dagaallamayaasha Al Shabaab in ay isa ga soo baxaan kooxdaasi, waxa ayna dowladda fursado dhaqan-celin ah usoo bandhigtay xubn aha katirsan kooxda Al Shabaab.

Aabbe gacantiisa ku dilay 12 jir uu dhalay.

Ciidamada Booliiska Kenya ayaa gacanta ku soo dhigay Aabe 62 jir ah oo gacantiisa ku dilay wiil isagu uu dhalay

Aabahaan ayaa la shee gay inuu baangad ku dilay wiilkiisa oo 12 jir ahaa xili uu waliba si xun dilay markii la soo wariyay inuu madaxa dhowr mar uu kala dhacay.

Sida Booliisku cadeeyeen dilka wuxuu ka dhacay tuulada Kipendeni ee ku taalla deegaanka hoose Olengape ee ismaamulka Narok.

Ujeedka aabahaani u dilay wiilkiisa wali faahfa ahin lagama helin balse warar ayaa tilma amaya inay jiraan arimo qoys balse Booliiska ayaa laga sugayaa inay saxaafada la wadaagaan sababta dilka ku kaliftay aabahaani.

Si kastaba waxaa lagu wadaa in sharciga la ho rkeeno aabahaani dilay wiilkiisa oo waliba saq iir ahaa.

Duqeymo ka dhacay degaano katirsan Koonfurta G/Mudug

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo ba xayaan duqeymo diyaaradeed oo ka dhacay deg aano kuyaalla Koonfurta Gobolka Mudug ee dow lad Goboleedka Galmudug, halkaas oo ay u sug naayeen Xubno katirsan Al-Shabaab.

Saaxiibada Caalamiga ah oo kaash anaya ciidamada xo ogga dalka ayaa duqe yn ka fuliyay duleedka degaanka Dhagax-dheer ee Koo nfurta Gobolka Mudug, wax aana la sheegay in duqeynta ay ka dha sheen khasaarooyin kala duwan.

Saraakiil katirsan laamaha Amniga Soomaa liya ayaa sheegay in duqeynta la gu dilay Xubno badan oo katirsan Ururka Al-Shabaab, laguna bur buriyay Xarumo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Koonfur Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheeg ayaan in Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deg aanka ay halkaasi ka wadaan howlgallo xoogan, isla markaana ay ku dhow yihiin inay la waree gaan degaanka Caad.

Buuq ka dhashay soo jeedinta in mada xweyn aha Kenya mudada loo kordhiyo.

Senatar ka tirsan isbaheysiga talada haya ee Kenya ayaa soo jeediyay in muddo kordhin loo sa meeyo madaxweynaha oo laga dhigo 5-ta sano ee hadda jirta, oo laga dhigo 7 sano taasoo dhal isay falcelin xooggan oo dalkaas ka jirta.

Senetarka Nandi Samson Cherar gei ayaa sheegay in madaxweyne William Ruto, oo xilka hayay wax ku dhow hal sano, laga yaabo inuusan haysan wa qti ku filan oo uu ku soo bandhigo oo uu kufuliyo balamahii uu dadweynaha ka qaaday xiligii olo lihiisa Doorashada.

Si kastaba ha ahaatee, soo jeedintan ayaa ca ro ka dhex dhalisay qayb ka mid ah shacabka Kenya iyadoo mucaaradka ay ku eedeeyeen dowladda inay waddo qorshe lagu baabi’inayo xaddidaadda muddada xilka madaxweynaha.

Taas beddelkeeda, waa in afar sano laga dhig aa midkiiba hal xilli lix doorasho oo soo socota, tani waa sida kaliya ee la hubo ee lagu keeni karo isku-duubni qar an, loogana hortagayo in dano gaar ah la isku dhex-geliyo, si dastuurigu si buux da u hirgalo.Isticmaalaha X la dhejiyay .

Cali Jeyte oo wacad ku maray inuu u aargudi doono dadka lagu laayay Beledweyne

Cali Jeyte Cismaan oo sida la sheegay 25-kii bishii June loo doortay inuu noqdo Madaxweyn aha Hiiraan State ayaa wacad Alle ku maray inuu u aargudi doono dadka faraha badan ee maalin ka hor lagu laayay qaraxii xooganaa ee ka dhac ay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Waxaa uu sheegay inaanu ka tacsiyadeen doo nin dhibaatada loo gaystay dadkaasi, balse uu uga aargudi doono kuwii ka masuulka ahaa fal kaasi argagixiso.

"Waxaa igu ballan ah oo wac ad Ilaahay igu ah inaan u aar ayo, haddii Ilaahay idmo, waxa an idin ka Ilaahay ku suur agalin, ma suur tagal aan.” Ayuu yiri Cali Jeyte Cismaan. "Haddii Alle id mo waxaa ballan Ilaahay ah inaanan tacsi meel la soo istaagin. 15 sano ayay dadka nagu hor dila yeen oo tacsi direynay, haddaysan waxba garaneynin dee in gacan la isaga dhuftee noq otay, soo maaha? Gacantan isaga dhufanayna ku ma aanan khasaarin.” Ayuu sii raaciyay.

Cali Jeyte Cismaan iyo xubno uu horkacayo oo gelinkii dambe ee Axaddii gaaray deegaanka Teedaan ee Gobolka Hiiraan ayaa halkaasi kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah mintidiinta Al Shabaab.

Waxa uu soo hadalqaaday shirkii uu habeen kii Khamiista kaga qaybgalay Magaalada Dhuu samareeb ee looga hadlayay dardargelinta dag aalka lagu la jiro maleeshiyada Shabaabka, isag oona dadka deegaanka ugu yeeray in ay dagaalkaasi gacan ka gaystaan.

"Annaga shirkii Dhuusamareeb ayaan ka ni mid, shirkaasi wuxuu ahaa shir looga tashanayo nimankaas, sidii Somaliya looga saari lahaa. Wa xba kala qarsan mayno nimankaas in Somaliya la ga saaraa loo baahan yahay, waxaana idiin sid naa annagoo idinka idiin metelayno aan soo qa adnay Shabaab in lala dagaalamo, inaad nala qaaddaana waan rabnaa.” Ayuu yiri Cali Jeyte.

Waxa kaloo uu yiri "Shabaab nimanka la yira ahdo Muslim ma aha oo bani’aadam ma aha, waa arxanlaaweyaal, waana mucjiso ku soo korortay adduunka, waa kuwo loo isticmalayo Diinta Isla amka inay suurad xumeeyaan. War dad boqolki iba boqol Muslim ahaa nahayee, kuwaan Diinta Is laamka maka celinaa, oo diinta ma u hiilinaa, lafa haynana maka ilaashanaa?”

Jeyte ayaa reer Teedaan u sheegay in uu icla aminayo dagaal dalka looga kicinayo Al Shabaab, isla-markaana uu uga baahan yahay taageera dooda."Waqti badan ma jiro waxaan iclaaminay naa dagaal lala gelayo Al Shabaab, hoos ma loo dhahayo. Waxaa codsi iga ah cadowgiina inaad di shaan, deegaanadiina ka dheereysaan oo Som aliya ka saartaan, aakhiradiinana aad wax u sha qeysataan.” Ayuu yiri Jeyte.

Jeyte ayaa hadalkiisa ku xoojiyay in Madax weynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud uu u igmaday in uu hoggaamiyo haw lgalka gobolka, dadka deegaankana ay tahay in dagaalka ka qayb qaataan.

"Waad ogtihiin Madaxweynaha Jamhuuriyadda mar labaad wuxuu yimid Degmada Maxaas, daga alka Shabaab inaan hoggaamiyo ayuu ii igmaday, adinka haddaanan taageero idinka helin, qolo ka le oo Soomaali ah oo taageero ka helayo ma ji rto.” Ayuu yiri Jeyte.

Jeyte ayaa hoggaaminayay wejigii koowaad ee hawlgalka ee sanadkii hore ka bilowday Gob olka Hiiraan, keentayna in Shabaabka lago saaro deegaanadii ay ka maamulayeen daanta bari ee gobolkaasi.

Dagaalkan ayaa xudun u ahaa kacdoonka da dweyne ee ka bilowday gobolkaasi, markii dam bena ku fiday Gobolada Shabellaha Dhexe, Gal gaduud iyo Mudug, oo ay suurtagashay in koo xaha argagixisada laga saaro inta badan dhulkii ay ka haysteen deegaanada Hirshabelle iyo Ga lmudg. Wejigii hore ee hawlgalka ayaa laga bar tay in muddo kooban lagaga adkaan karo Shaba abka muddada dheer ka dagaalamayay dalka.

Faysal Cali Waraabe oo ka Jawaabay hadalkii dhawaan kasoo yeeray C//CShakuur

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Uc id Faysal Cali Waraabe ayaa ka mid noqday dad siyaabo kala duwan uga falceliyay hadal uu habeen hore sheegay Cabdiraxmaan Cabdisha kuur Ergayga gaarka ah ee Arrimaha bini’aadan imada u qaabilsan madaxweynaha Soomaaliya, kaas oo ku jiray sharraxaad uu ka bixinayay in aan si sax ah loo dersin waxa ay ku saleysan yihi in isku dhacyada Soomaalida.

Kulan dadweyne oo ka dhac ay magaalada Dhuusamareeb oo ay qabatay Xarunta Cilmi-baa rista iyo Wadahadallada Galmudug ee (GRD) loo gana doodayay la dag aallanka Al-Shabaab iyo dowlad dhiska Sooma aliya ayaa Cabdiraxmaan Cabdish akuur mar uu ka jawaabayay su’aal la waydiyay waxaa hadal kiisii ka mid ahaa, "Laca gta Caabudwaaq laga aru urinayo ee Khaatumo la geynayo waa in aan oga hay sababta loo aru urinayo oo aan dagaalka inta ka socda ee Shaba abka aan loogu aruurineynin.”

Faysal Cali Waraabe oo s ka hadlayay xaflad qalin jabin ah oo ka dhacday magaalada Hargey sa ayaa sheegay in lacagta Caabduwaaq laga aru urinayo ay tahay lacag looga dhex faa’iideysn ayo Laascaanood iyo Hargeysa isla markaana la doonayo in iyaga "lagu tirtiro”.

Baraha bulshada ayaan si weyn loogu hadal hayay saacadihii la soo dhaafay hadalka Cabdir axmaan Cabdishakuur oo sidoo kale ah xildhiba an ka tirsan baarlam aanka Soomaaliya.

Millateriga Somaliland oo amar kasoo saaray colaad beeleeda Ceel Afwayn

Ka dib dagaalo ay dad ku dhinteen oo beelo walaalo ah ku dhexmaray degmada Ceel Afwayn ee gobolka Sanaag, Millate riga Somaliland ayaa sheegay in ay xoog u isticmaalayaan cidii hub la gu arko.

Taliyaha Aaga Bari Ba ashe Fanax oo warbaa hinta la hadlay isaga oo ay hareero joogaan masuul iyiinta degmadu, ayaa am ar ku bixiyay in talaabo laga qaado cidii lagu qab to hub.

"Ciidanka Qaranku wuxuu amar ku qabaa in qofkii qori sita ee ku sugan degaanada Ceelafw eyn ay ka qaadaan talaabo adag, haddii uu ku da gaalamo, qorigana dhigi waayo waxaad amar Ku qabtaan inaad madaxa ka toogataan" ayuu yidhi Taliye Fanax.

Masuuliyiinta degmada iyo saraakiil kale oo iy aguna goobta ka hadlay ayaa sheegay in cidkasta oo lagu qabto noock asta oo hub ahi ay wajihi doo nto talaabo adag, isla markaana waxay bulshada ugu baaqeen in ay nabada ka shaqeeyaan.

Kadib maalmo ay xiisadi ka taagnayd magaala da ayaa Dorraad dagan, iyado ay ciidamada kala duwani amaanka la wareegeen, sidookale masuu liyiinta degmada ayaa shacabka

ugu baaqay in ay dib u furaan ganacsiyadooda.

Dadaallo sharci loo raadinayo Soomaalida soo-galootiga ah ee Canada

Magalooyinka kala duwan ee dalka Canada waxaa ka socda olole lagu dalbanayo in dadka magangelyo doonka ah ee ku sugan gudaha Canada la siiyo degena ansho rasmi ah.

Dadka u ololeynaya arrintan ayaa sidoo kale warqado u qoray xildhibaann ada ku matela baarl amanka, iyagoo taag eero u raadinaya dadaal ladooda. Soomaali ayaa kamid ah dadka siya abo kala duwan ku galay dalkaas, balse wali ays an aqbalin dowladda Canada. Dalka Canada ay aa waxaa kunool Soomaali aad u farabadan, kuw aas oo dalkaasi u tegay in ay ka Shaqeys taan, wa xaana jira Soomaali fara badan oo shar ci heysta&kuwo si sharci darro ah ku jooga dalkaas.


Dagaal dhex maray Soomaalida iyo Oromada wararkii ugu dambeeyay

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ay aa ka dhashay dagaal markale meelo kamid ah dhulka Dowlad degaanka Soomaalida gaar ahaan aagga barakacaya asha ee Qollaji ku dhexmaray Ciidamada degaanka Soomaalida iyo kuwa go bolka Oromada.

Dagaalkan ayaa goo bjoogayaal ay sheege en in uu ahaa mid ka xoogan dagaalladii tod dobaadkii hore isla aaggan ku dhex maray Soo maalida iyo Oromada, isla markaana la isu adeeg saday hubka waawayn, kaas oo laga maqlay Qol laji iyo dhammaan tuulooyinka u dhow.

Warraka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaalka ay ku dhinteen ku dhawaad 7 Ruux in ka badan 10 Ruuxna ay ku dhaawacmeen, sidoo kalena dhinacyada ay heleen gurmadyo kala duw an, isla markaana weli xiisad dagaal ay ka taagan tahay goobihii lagu dagaalamay.

Saddexdii maalmood ee u dambeeyay ayaa dadka degaanka Qollaji waxay ka nasteen dagaa llo dhowr maalmood ka socday tuulada Qollaji, dagaalladaas oo u dhaxeeyay Soomaalida iyo Or omada, kaas oo markii dambe ay soo kala dhex galeen Ciidamada Millitariga Itoobiya.

Golaha xoghayayaasha maamulka SSC- Khaatumo oo Dorraad la siiyay codka kalso onida

Golaha Dhexe ee maamulka SSC-Khaatumo ayaa Dorraad si aqbaliyad leh codka kalsoonida u siiyey Xoghayeyaasha Golaha Fulinta, kuwaas oo uu 12kii september magacaabay hoggaamiyaha SSC- Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali.

Codka kalsoonida markii la siiyay kaddib, ayaa la dha ariyey Xoghayeyaasha iyada oo ay goobjoog wada aha ayeen Hoggaamiyaha, Ku xigeenka hoggaa miy aha iyo Gudoonka Golaha Dhexe ee Maamulka SSC-Khaatumo.

Hoggaamiyaha SSC- Khaatumo ayaa shee gay golihiisa xoghayayaasha inay ka shaqayn do onaan fulinta arrimaha mudnaanta leh, sida, xor aynta iyo xasilinta, sugidda amniga degaaanda SSC, dib u dajinta dadkii barakacay iyo dib usoo celinta kaabayaashii bulshada.

Ansixinta golaha xoghayayaasha SSC- Khaa tumo ayaa kusoo beegantay, iyadoo Dorraad muddo bil ah laga joogo markii ciidamada Soma liland dagaal looga saaray taliskoodii Goojacadde iyo saldhigyadii ay kaga sugnaayeen Laascaa nood.

Ciidamada SSC-Khaatumo ayaa hadda ku sug an degaanka Guumays oo ku dhow degmada Oog. Labada dhinaca ayaa halkaas ka wada dha qdhaqaaqyo ciidan iyo isu diyaari dagaal dhici kara

SIDEE SHAQO LA’AANTA KA JIRTA SOOMAALI YA AY AL-SHABAAB FURSAD UGU NOQOTAY?

Soomaaliya heerka shaqo la’aanta waa xad dhaaf, xilli la sheego in dadka wad danka ay 75% dhalinyaro yihiin. Dowladd ihii iskaga dambeeyay xuk unka dalka tan iyo shirkii Carta ee 2020 kuma guule ysan inay hindisaan shaqo oyin najaxa oo dhima baagamuudada baahsan ee dhaliny arada iyo saboolnimada sida weyn u saa meysay dadka Soomaaliyeed. Markii aad tahay wad dan haysta dhali nyaro sidaas u badan oo haddana baaga muunda, bayacmushtarkiisuna ay shaqoo yinka ku bixiyaan dariiq beeleysan tiiyo ay tacliintu hooseyso waxaa aad u sahlan in dalkaaga uu noqdo hoyga calooshood u shaqeystayaasha.

Mashruuca argagixisada ee yaallay Sooma aliya 15-kii sano ee lasoo dhaafay, kaasi oo ka yimid dalka Koonfurta dhexe ee Eeshiya ku yaalla ee Afghanistan, wux uu halaagay kumanaan dhal inyaro Soom aaliyeed ah, kuwaas oo iyaguna sab ab u noqday dhimashada tobanaan kun oo shac ab, madax iyo ciidan iskugu jira.

Kooxda waxay inta ugu badan dhalinyarada ugu faa’iideysata daruufaha shaqo la’aanta ee ka jira dalka. Inta ugu badan xubnaha kooxda ee la soo qabtay markay ka sheekeysanayaan sidii ay ugu biireen iyo nuuca heshiisyada lala galay wax aad fahmeysaa inay uga faa’iideysteen daruufta shaqo la’aanta.

Inta ugu badan dhalinyaradaas waxay kusoo xera-geliyeen inay siinayaan mushaar u dhaxe eya boqol illaa laba boqol oo dollar iyo inay u qab anayaan shaqooyin aad u yaryar, kadibna damb iyo waaweyn ayay gacanta u galiyaan si qofkaas uu dookha uga lumo oo ugu qasbanaado inuu iyaga daacad ugu noqdo, illaa marka dambe ay gaarsiiyaan inuu si buuxda ugu qanco fikirkooda, kaas oo gunaanadkiina qofkaas dhalinyarada ah gaarsiiya inay ku qanciyaan inuu isdilo oo uu naf tiisa qarax ku xiro ragga fikirka wataana ay sii noolaadan.

Waa qof dhalinyaro ah oo markii hore daru ufta shaqo la’aanta looga faa’iideystay markii laba adna dambiile laga dhigay oo ehelkiisa, saaxiib adiis iyo bulshadii caad iga aheyd laga fogeeyay, marka saddexa adna cilmi loo sheegtay oo lagu yiri dariiqa saxda ah waa inaad adigu dhimataa inag una aan sii jirnaa.

Gabadha aan warbixinta aan kusoo qaadaney no ayaa waxaa lagu magacaaba Xaawo, waxay sheegtay inay la shaqeyna ysay kooxaha argagix isada. Waxay maxka madda ciidamada ee dowl adda Soomaal iya ka hor sheegtay inay u hayn jirtay hubka, meeshii ay keen yiraahdana ay ugu geyn jirtay iyaga oo bishii siinaya lacag boqol dol lar ah. Gabadhan oo sheegtay in Sacuudiga laga soo tarxiilay iyada oo shaqeysanaysa waxay u muuqata inay baratay shaqo iyo lacag helid tiina ay weysay, iyaguna ay u muujiyeen fursad ay bishii lacag ku heli karto.

Inkasta oo ay tahay dambi in loo shaq eeyo kooxaha argagixisada haddana waxa ad halkan ka fahmaysa sida kooxda ay uga faa’iideysaney so shaqo la’aanta dhali nyarada Soomaaliyeed, ka dibna ay gacm aha ugu galineyso dambiyo wa aweyn illaa marka ugu dambeysa ku qanciyaan ma shruuc la yidhaahdo naftaada jar.

By:-Guuleed Muuse.

Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Md. Axmed Maxamed Islaam (Ax med Mdoobe) oo Dorraad soo saa ray wareegto ayaa isku shaan dheyn ballaaran oo lama filaan ah ku sameeyay qaar kamid ah goli hiisa wasiirada.

Wareegtadan oo ay shaacisay madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa sidoo kale madaxw ynu hu ku magacaabay xubno cusub oo kamid noq onaya golaha Wasiirada.

Sababta ugu weyn ee uu isbeddalkan u sam eeyay madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa la gu sheegay inay la xiriirto sidii loo heli lahaa xuku umad tayo leh oo u adeegta shacabka. Tal aa bada uu Dorraad qaaday Axmed Madoobe ayaa waxaa sidoo kale saa meysay illaa 9 wasaar adood oo ay gaartay isku shaandheynta, kuwaas oo kala ah:-

1-Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo gur yeynta waxaa loo magacaabay Cabdiwahaab Ax med Ismaaciil.

2-Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka badda wax aa loo magacaabay Saleebaan Maxamed Maxam uud

3-Wasiirka isgaarsiinta, boostada iyo teknololj iyadda waxaa loo magacaabay Mascuud Cabdul laahi Axmed.

4-Wasiirka ganacsiga iyo warashadaha Jubbal and waxaa loo magacaabay Ibraahim Xasan Cabdi.

5-Wasiirka warfaafinta maamul gobol eedka Jubbaland waxaa loo magacaabay Cabdifitaax Maxamed Mukhtaar.

6-Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaara hawaxaa loo magacaabay Cabdirashiid Cabdiraxmaan Caa mir.

7-Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibo oyinka waxaa loo magacaabay Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud.

8-Wasiirka kalluumeysiga iyo dhaqaalaha bulu uga waxaa loo magaca abay Axmed Xasan Cumar.

9-Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha dastuurka waxaa loo magacaabay Cabdi weli Xuseen Jaam ac

Sidoo kale isku shaandheyntan ayaa saameys ay wasiir ku xigeenada illaa 6 wasaaradood iyo hal wasiir dowle oo ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland



WIILASHA WALAALAHA AH EE KAALINTA KOOWAAD KA KALA GALAY KULLIYADAHA DUULIYENIMADA IYO INJINEERIYADDA BATROOLKA


Khaalid (bidix) iyo Zaki dhanka (midig) Article information,Author,Axmed Yuusuf Cadceed, Role, Wariyemadax bannaanTwitter,@Ahm edAdeat,

Khaalid iyo Zaki Cabdirashiid Sheekhaali, waa laba wiil oo walaala ah oo sannadkan ka qalin ja biyey jamacado ay ka qaateen shahaadada hee rka koowaad.

Inkasta oo ay laba dal oo kala duwan wax ku baranayeen isla markaana ay kulliyado kala duw an dhiganayeen, haddana Khaalid iyo Zaki waxay ka siman yihiin dhowr arrimood.

Labaduba waxay kusoo barbaareen waxna ku soo barteen aqalka abtigood, Cabdullaahi Rashiid oo waxbarashadoodu dugsi hoose dhexe ilaa he er jaamacadeed gacanta kusoo hayey, balse tan ugu muhiimsan waxay tahay in midkood waliba uu kaalinta kowaad u galay ardadii ay halka mar ka wada qalin jabiyeen kuliyadda oo ay sannad kan qalin jabiyeen.

Injineer Khaalid Cabdirashiid

Khaalid

XIGASHADA SAWIRKA,KHAALID

Qoraalka sawirka,

Khaalid maalintii qalin jabintiisa

Aan ku bilownee Khaalid, waa 23 jir ka baxay dugsiga sare ee Alim oo ku yaal magaalada Ma chakos ee dalka Kenya sannadkii 2017, wuxuuna dabcan soo bilaabay sannadkii 2014.

Sannadkii 2018 wuxuu ku biiray jaamacadda weyn ee Nairobi oo sida magaceeda ka muuqata ku taal caasimadda dalka Kenya ee Nairobi, isaga oo halkaas ka bilaabay safarkiisa maadada injin eernimada batroolka "Petroleum Engineering”.

"Koorsigu wuxuu ahaa shan sano, koorsigu sid iisaba hadii uu Injeernimo yahay waa shan sano,” ayuu yiri Khaalid oo ka sheekaynaya mudada shanta sano ah ee uu halkaas ka baranayey injin eernimada culuumta shidaalka.

Wuxuu dhameeyay sannadkan 2023, isaga oo sida uu sheegay aysan wax maaddo ah kusoo laa ban sidaasna ay ugu suura gashay inuu ku dham eeyo muddadii shanta sano ahayd.

Imtixaankii u dambeeyay wuxuu galay bishii li xaad ee sannadkan sidaasna waxaa ugusoo af meermay shan sano oo uu ka xereeyay bara shada injineernimada batroolka. Balse sidaan kor ba kusoo xusnay wuxuu kaalinta kowaad ka gal ay guud ahaan ardadii ay isku maaddada diyaar inayeen sannadkaas ee jaamacaddiisa.

Khaalid

Khaalid

"Isku celceliskii hore anigaa ahaa ardaygii ugu horreeyay, laakiin markay timaado sannadka ugu dambeeya, maadoonyin ka aan baranno waxaa weeye maadooyin badan, sanndkii ugu yaraan wa xaan bartay 14 maaddo,” ayuu yiri Khaalid oo ka jawaabayey inuu filayey kaalinta kowaad iyo in kale.

"Natiijadii markay soo baxday, nidaamkii dawla dda oo la jabsaday awgeed waxay sheegeen in aysan xogta soo gelin karin website-ka, balse wax ay sheegeen hal ard inuu ku jiro darajada ‘First Class’,” ayuu yiri Khaa lid oo sii wata hadalka. ‘First Class’ waa darajada ugu sarreysa ee uu heli karo ardayga diyaarinaya maaddada injineernimda, sidaas waxaa ku sharxay Khaalid.

Waxa uu sheegay in ardadu ay "aaminsanaay een inaan noqon doono qofka ugu sarreeya” ma addaama ay kasii tusaale qaadanayeen celce liska imtixaannadii hore oo uu kaalinta ugu sare ysa kaga jiray, markii la sheegay in hal qof oo kal iya uu ku jiro darajadaas ugu saraysa, Khaalid iyo ardada kaleba waxay iskasii garteen in qofkaasi isaga yahay.

Qalin jabinta Khaalid ayaa dhacday Jimcihii ha dda lasoo dhaafay – 22 Sebtembar, waxaana si da ka muuqata natiijada oo ay BBC-du aragtay darajada ugu sareysa ee ‘First Class ’ ku suntan Khaalid Cabdirashiid oo kaliya.

Kabtan Zaki Cabdirashiid

ZakiXIGASHADA SAWIRKA,ZAKI

Qoraalka sawirka,

Zaki oo ku sugan garoonka diyaaradaha

Dhanka kale waxaa jira Zaki Cabidrashiid Sheekhaali oo 21 jir ah, oo isla sannad kan ka qalin jabiyey duuliyen imo, Dugsiga Adeegga Duulimaadka ee Abyssinia oo ku yaal magaalada Addis Ababa ee caasi madda dalka Itoobiya.

Zaki wuxuu Dugsiga Sare ee Light Academy oo ku yaalla ee magaalada Mombasa ka bilaabay wax barashadiisa dugsiga sare, sannadkii 2016 is aga oo soo afmeeray sannadkii 2019.

Intaas ka dib, si ka duwan Khaalid, Zaki isagu wuxuu u kicitamay dalka Itoobiya si uu usoo barto duuliyenimo diyaaradeed maadaama "Aabe saas u fakaray inay duuliyenimada xagga ku fiican ta hay sababtoo ah arday badanbay bartaa, tartan kuna xagga wuu ka badan yahay, tan kale itoo biya waxaa waaye inta badan dhul buura badan oo waaya aragnimada aad ka qaadanaysid way ka weyn tahay tan aad Kenya ka baranaysid.” Ayuu yiri Zaki oo ka hadlayey waxa uu ku doortay inuu itoobiya kasoo barto duuliyenimada.

Qybihii hore ee sannadkii 2021 ayuu zaki bila abay wax barashadiisa duuliyenimo taas oo uu soo gabgabeeyay bil ka hor. Qalin jabinta Zaki waa weli, balse natiijadiisa ayuu ogaaday wuxu una sheegay in uu kaalinta kowaad ku jiro walow ay saddex arday oo kaliya isugusoo hareen imt ixaankii u dambeeyay.

Mudadaas labada sano iyo barka ah, wuxuu Zaki ku qaatay laba shahaado ama ruqsadood oo kala ah ruqsadda shakhisiga ‘Private licence’ iyo tan ganacsiga ama shaqada oo uu ku duulin karo diyaaradaha waaweyn ee rakaabka qaada ‘Commercial licence’.

ZakiXIGASHADA SAWIRKA,ZAKI

Qoraalka sawirka,

Duuliye Zaki oo diyaarad hawada ku duul inaya Hab-taranka masaska: Maxay maska dhe ddig u liqdaa kan lab? Si aad u qaadato ruqsad ahan waa inaad diyaariso sagaal buug oo aad imt ixaanado odana aad gasho "kadibna waxaa laguu wareejinaa meel oo la dhahaayo Simulator,” ayuu yiri Zaki oo sharxaya geedi socodka barashada duuliyenimada.

Simulator-ku waa meel u eg qaybta laga wado diyaaradda, isla markaana ay ku idilyihiin qalabkii hagista, waxayna ka caawinaysaa ardayga inuu dareemo ama fahan ka qaato sida ay tahay diya araddu ka hor inta aan la saarin diyaarad uu isagu duulinayo. Simulator-ku wuu dhaqdhaqa ayaa waxaadna u duulin kartaa sida diyaaradda wallow uu yahay qol yar dhexdiisa oo aan meelna aadeynin.

Intaas kadib sida aan kasoo xigannay Zaki, diyaarad ayaa la saarayaa uu wadayo ardaygu, ugu dambeyntana waxaa loo dhiibayaa diyaarad uu isagu kaligiis duulinayo oo uu mgaalo geynayo kana soo celinayo, "maalinbaa kaligaa lagu sii deyn.. waxaa lagu baraa inaad magaalooyinka kaligaa tagi kartid kana soo laaban kartid,” ayuu yiri Zaki.

Intaas markaad kasoo dhamaato waxaa jira sida uu Zaki sheegay; imtixaan weyn oo waaxda duulimaadka dalka aad ka samaynaysid, "waa imtixaan weyn oo duuliyeya asha dalka oo dhan samee yaan, waa laba imtixaan oo labaduba qor aal yihiin, ma rka aad ka gudubtid waxaa lagu sii naa leysanka duuli yenimada” ayuu yiri Zaki.

Zaki iyo Khaalid waxay labaduba horumarko oda u tiiriyeen waalidkooda oo dhiirigelin badan siin jiray tacabna galiyey. Zaki wuxuu sheegay in imtixaankii u horeeyay ee uu galay uu ku dhacay isla markaana uu aabihiisa canaantay, " Aabaa I canaantay oo yiri sideed imtixaan ugu dhacaysaa adigoo fursaddan lagu siiyey” ayuu yiri Zaki oo ka hadlayey sida ay waalidkiisu u garab taag naayeen.

Abtigood Cabdullaahi Rashiid

Cabdullaahi Rashiid oo ah wiilashan abtigood isla markaana waxbarashadooda gacanta ku hayey bilowgii ilaa hadda, ayaa BBC u sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay horumarkooda. "Haddii aad wax beerto oo ay beertii soo baxdo oo mirihii la gurto waad garan gartaa ruuxu siduu u farxayo, laakiin ruuxa hadii ganacsigii iyo beertii ay ka gubato waad garan kartaa walwalkeeda iyo xan uunkeeda, marka aadbaan ugu faraxsanhay ilaa hayna waxaan uga baryayaa inuu usii gargaaro waxbarashadooda, shaqadooda, guurkooda iyo danahooda kale.” Ayuu yiri Abti Cabdullaahi.

Waxaa uu ku tilmaamay Cabdullaahi, in wiila sha uu abtiga u yahay ay yihiin rag waalidka tal adiisa maqla sida kalena dhaqan wanaagsan, "marka loo dhaafo waxbarashadooda waa rag salaadooda iyo diintooda iyo waalidkooda ku xiran,” ayuu yiri Cabdullaahi.

Khaalid oo aan weydiinay waxa hadda u qor shaysan wuxuu sheegay inuu ka faa’iideysan do ono hadii uu helo shaqo ama ay noqoto inuu sii wato waxbarashadiisa ilaa heerka xiga, halka Zaki uu sheegay inuu doonayo sidii uu ku heli la haa shaqo uu waaya aragnimadiisa sare ugu qa ado, si ay ugu suurta gasho inay shaqaalay siiyaan shirkadaha waaweyn ee caalamiga ah.XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip