HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 24-KA SEPTEMBAR 2023-KA

0
Sunday September 24, 2023 - 08:50:40 in Wararka by
  • Visits: 391
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 24-KA SEPTEMBAR 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war culus ka soo saaray qaraxii ka dhacay Beledweyne

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo war ka soo saaray qaraxii Shalay ka dhacay magaalada Beledweyne aya a ugu horeyn tacsi u diray qoysaska iyo ehel lada muwaadi niinta Soomaaliyeed ee ku geeri yooday qaraxaas rxan.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in falalka arg agixisanimo aysan ka hor istaageyn shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed dabar-goy nta Kha waarijta ku been abuurta diinteenna suubban ee qarax yada ku xasuuqa shacabka, burburiya Masaajidda iyo goobaha lagu barto Qur’aanka Kariimka.

"Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Qaraxa argagixisan imo ee ka dhacay mag aalada Baladweyne waxa uu muujinayaa yoo lka cadawga oo salka ku haya in ay meel kasta ku gumaadaan guud ahaan dadkeenna. Masaa jiddii ayey duminayaan, culimadii dadka diinta bareysay ayey dilayaan, haldoorka bulshada ayey dil ayaan. Waa nimanka qaraxa ku burbu riyey Shalay masaajidka Baledweyne Dorraadna Masaajidkii Daaru-nicma.Nimanka noocaas ah bal maxay noo reebteen,” ayuu yiri Madaxwe ynuhu.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u rajee yey Muwaadiniinta dhaawacyadu ka soo gaar een weerarkan argagixisanimo in uu Eebbe u boogo dhayo, waxa uuna xusay in shacabka Soomaal iyeed iyo dowladdooda oo isku duu ban ay ka guuleysan doonaan cadawgan arxan laawaha ah, Shalayna la joogo xilligii loo mido obi lahaa in laga xoreeyo guud ahaan dalk eenna.

Qaraxa oo ahaa is-miidaamin ayaa waxaa loo adeegsaday baabuur xamuul ah oo laga soo buuxiyay walxaha qaraxa, wuxuuna ka dha cay xaafadda Nuur Xawaad, gaar ahaan naw aa xiga Warshadda Cabitaanka Horseed.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaan ku dhintay ugu yaraan illaa 10 qof, halka ay ku dhaawac meen 20 kale oo u badan dad shacab ah oo aan waxba Shalaysan.

Sidoo kale waxaa jira burbur xoogan oo goobta soo gaaray goobihii ganacsiga iyo gu ryihii ku yaallay aagaas, ciidamada ammaa nka oo helay xogta gaarigaas ayaa la sheegay inay ku raad joogeen ka hor inta uusan qarxin.

Baaritaano culus ayaa Shalay ilaa Habeen hore ka socda magaalada Beledweyne, waxaa laga ca bsi qabaa in gaadiid kale oo qaraxyo sida ay ku jiraan gudaha magaalada oo ay ku sugan yihiin Madaxweyne ku xigeenka maamulkaas, guddo omiyaha gobolka Hiiraan iyo masuuliyiin ka le.

RW Xamsa Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Golaha Qaramada Midoobay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuu riyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xam sa Cabdi Barre ayaa Shalay khudbad dheer oo muhiim ah ka jeediyay kalfadhiga 78aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka socda magaalada New York. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ka hadlay horumarka dowladda Soomaaliya ay gaa rtay dagaalka ay kula jirto koo xaha hawaarijta ah oo uu sheegay in dowladda Soom aal iya ay ku guuley sa tay 45% inay xor eyso deegaannadii ay shacabka ku dhi baatey nayeen, waxaa kale oo uu ku dheeraaday dadaalka ay dowladdu gelisay

Md.Xamsa ayaa codsaday in Golaha A mm aanka ee Q.M. uu ka qaado cunaqab ateynta muddada 30-ka sano ka badan saarneyd Soo maaliya, si dalkeenu uga guuleysto argagixi sada, isla markaana ciidanka qaranka ay ula wareegaan guud ahaan ammaanka dalka.

Waxa uu intaas raaciyey in Soomaaliya ay dhibbane u tahay saameynta isbeddelka cimi lada, oo dalkeenna ay ka dhaceen abbaaro is dabajoog ah iyo fatahaado, isla markaana ay codsaneyso Soomaaliya in gacan lagu siiyo xal u helidda dhibaatooyinka ka dhasha qaaca hawada lagu sii daayo iyo isbeddelka cimilada.

Ra’iisul wasaare Xigeenka dalka oo furay Shirweynaha dib u qaabeynta Waxbara shadda

Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Ahna Ra’I isul wasaare ku-xigeenka XFS Saalax Axmed jaamac ayaa Shalay Magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Dib-u-qaabeynta Waxbara shada dalka oo ay wadajir u soo agaaasimeen Machadka Heritage iyo Jaamacadda City.

Shirweynaha oo socon doona muddo saddex maalmood ah waxaa ka soo qeyb galay Aqoonyahano isaga kala yimid dalka iyo dib adda waxaana xoogga lagu saarayaa hormar inta waxbara shada dalka oo muhiimad weyn uleh dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Dr Xasan Sheekh Maxamuud.

Shariif Xasan: K/Galbeed meel ayaa lagu ooday, waxaana u heshiiyay laba reer

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo haatan ku sugan magaalada Nairobi xaaladda siyaasadeed ee dalka, kadib wareysi uu siiyay Telefishinka Universal.

Shariif Xasan ayaa ugu horreyn soo dhaw ee yay howlgallada ka socda dalka ee lagula dagaalam ayo Al-Shabaab, wuxuuna bogga adiyay doorka mad axweyne Xasan Sheekh.

Siyaasigan oo rug-cadaa ah ayaa sidoo kale ka had lay saamiga siyaasadeed ee dowladda federa alka, gaar ahaan qaybta Koonfur Galbeed oo uu aad u dhaliilay.

Waxa uu tilmaamay in Koonfur Galbeed lagu soo ooday xilka guddoomiyaha baarlama anka, isla-markaana ay u heshiiyeen laba reer, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu marar badan waqti kaliya in ku kursigan uu noqdo wareegto, si ay u helaan xilalka kale, sida madaxweynaha ama ra’iisul wasaaraha.

"Annaga maalin walba guddoomiye baarlama an ayaa nala geeyaa, waxaana rabay guddo omiyaha baarlamaanka inuu dalka ka dhex eeyo,” ayuu yiri Shariif Xasan.

Waxaa kale oo uu sii raaciyay "Mar walba waxaan rabay aniga inuu guddoomiyuhu noqdo wareegto, annagana aan mar noqon karno, qolo kalena mar noqon karto”

Shariif Xasan ayaa sidoo kale sheegay in siya asad ahaan loo riixo reer Koonfur Galbeed, balse dadaallo badan uu sameeyay balse uu san ku guulaysan.

"Annaga meel ayaan nagula ooday oo laba reer ayaa noo heshiiyay, waxaana la yiri gudd oomiye ayaa aadeysiin, marka in naloo dooro guddoomiyaha qof naloo keeno kursig ana kaas ayaa leedihiin aniga inta aan ka diriraayay intaas ayay aheyd” ayuu yiri.

Dhanka kale, waxa uu soo hadal qaaday arrimaha Koonfur Galbeedm isaga oo xusay in ujeedkiisa uu yahay inay gaarto horumar, sidoo kale laga saaro kooxda Al-Shabaab.

Koonfur Galbeed aniga waxaan ka rabaa iny dowlad ka dhisanto ay hano qaato, dadku inay nabad ahaan, Shabaabkaas laga adkaa do,” ayuu hadalkiisa kusii daray.

RW Xamse & Agaasimaha Sanduuqa Lacag ta Adduunka IMF oo ka shiray La-dagaallan ka musuqa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuur iyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan doceed kula yeeshay xarunta Q/Midoobay ee M/New York, Agaasim aha Sanduuqa Lacagta Adduunka IMF, Mahmoud Mohieldin.

Kulanka ayaa looga hadlay dadaalka dowla dda ay ku waddo dib u habeynta nidaamka dhaqaalaha dalka, la dagaallanka musuq maasuqa iyo u diyaargarowga barnaamijka deyn cafinta kadib.

Agaasimaha IMF-ta ayaa ku ammaanay dowladda Soomaaliya tallaabooyinka ay kula dagaallamayso musuqmaas uqa iyo horumarka laga sameeyay barnamijka deyn cafinta oo maraya heer gabagabo ah.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuur iyadda Federaalka Soomaaliya ayaa weli kulamo kala duwan ka wada magaalada New York oo uu uga qeyb galay Shirka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay, isagoo kulamo la qaadanayo qaar kamid ah madaxda ka qeyb gashay Shirkaasi.


Soomaaliya oo si rasmi ah xubin uga noqot ay kooxda ciribtirka cudurka cagaarshowga ee QM

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo dar yeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa khudbad ka jeediyey shir duceedka looga hadlayey da bar-goynta cudurka cagaarshowga iyo gaarista hiigsiga dhammaadka cudurkan oo la madliyey gebagebadiisa 2030-ka kaas oo lagu qabtay magaalada New york ee uu ka socdo shirka Golaha loo dhany ahay ee Qaramada Midoobey.

Dr. Cali Xaaji Aadan wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa yiri "Ciribtirka cagaarshowga Soomaaliya gaar ahaan meelaha dhowaan la xoreeyay ee ay kooxaha argagixisadu muddo tobana an sano ah gacanta ku hayeen waxey ka mid tahay kaabayaasha daryeelka caafim aadka ee xadidan, waxaanse ku dadaaleynaa inaan tabarteena isugu geyna sidii aan u ciribtiri lahayn inagoo kaashaneyna hay’adaha caalamiga ah ee na taageera.

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegey in 10 kii sano ee la soo dha afay, daryeelka caafimaadka uu sa meeyay horumar la taaban karo, oo ay ugu horreyso maalgashi la taaban karo oo ka yimid wa axyaha gaarka loo leeyahay iyo tabar ucaadka deeq bixiyayaasha caalamiga ah.

"Bishii Nofeembar 2022, Wasaaradda Caafi maadka ee XFS ayaa hirgelisay xafiis u gaar Ciribtirka Cagaarshowga iyo la tacaal idda dad ka qaba xanuunka cagaarshowga si loo xakam eeyo faaf itaanka cudurkan iyo sidii ugu damb eyntiina meesha looga saari lahaa cudurkan, taasoo qayb ka ah dadaallada imika socda, wax aan ku faraxsanahay inaan ku biirnay Koo xda Saaxiibada ee Q/Midoobay ee Ciribtirka Cagaarshowga si loo baabi’iyo fayriska Cagaar showga” ayuu Dr. Cali Xaaji Aadan wasiirka Caafimaadka Soomaaliya.

W/Arrimahada Dibadda Soomaaliya iyo dhig giisa dalka K/Afrika oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo 2da dal ah

Wasiirka wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Harruuse oo kulan doceed kula yeeshay maga aladda New York ee dalka Mareykanka dhig giisa dalka Koonfur Afrika Naledi Pandor ayaa ka wada hadlay xariirka soo jireeen ah ee iskaashi eek a dhaxeeda labada dowladood.

Wasiirka oo kulanka ka kadib qoraal soo saaray ayaa yiri " waxaan aniga iyo Wwasiirka xiriirka caalamiga iyo iskaashiga South Africa H.E Naledi Pandor ku kala saxiixanay maga alada New York heshiis Iskaashi oo dhabbaha u xaaraya inay labadeenna dal wadashaqayn buuxda ka yeeshaan arrimaha diblumaasiya dda, ammaanka, ganacsiga, la socodka xaala dda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Africa iyo isu socodka guud”.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Md. Abshir Cumar Harruuse ayaa dhiggiisa wasiirka xiriirka caalamiga iyo Iskaashiga South Africa ka xog waramay taariikhda halgan ee labada dal iyo kaalintii dalkeennu ku lahaa gobonimo doonka South Africa, iyadoo wasiirku ka mahad celisay garab istaaggii dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

PUNTLAND oo qaaday tallaabo ka dhan ah DF, kana hortimid qorshaha…

Dowlad goboleedka Puntland oo uu weli khil aaf kala dhexeeyo dowladda federaalka ayaa Shalay qaaday tallaabo uga sii dareysa xii sadda.

Wasiirka maaliyadda maamulkaasi, Maxa med Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa shaaca ka qaaday in Puntland ay kasoo horjeedo qor shaha deyn cafinta ee hadda socda, isaga oo sheegay in marka hore loo baahan yahay in heshiis buuxo oo loo dhan yahay la gaaro.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in qorshahan ay Puntland u aragto khatar weyn oo lagu degdegayo, sida uu hadala u dhigay.

Wasiirka ayaa ku baaqay in haatan la hakiyo deyn cafinta, kadibna la’isugu yimaado miiska wada-hadalka, si looga heshiiyo tallaabada xigta, maadaama Soomaaliya ay soo qaadana yso deymo balaayiin ah, haddii aan la heshiina ay horseedeyso dhibaato kale.

"Annaga dooddeena waxaa weeye, si looga heshiiyo waxyaabahaan horudhac ah, dayn cafinta halla hakiyo oo halloo kaadiyo. Halla heshiiyo oo Soomaaliya miiska ha isugu timaado. Markii laga heshiiyo aas aaska, dayn cafintu ha dhacdo,” ayuu yiri Dhabancad.

Dhabacad ayaa sidoo kale ka dhawaajiyay in loo baahan yahay in Soomaaliya kusii jirto habka deeqaha la siiyo, inta laga hubinayo inta xal laga gaarayo khilaafka taagan.

Tallaabada ay qaaday Puntland ayaa timid, ayadoo Jimicihii Dorraad hay’adda lacagta adduunka ee IMF ay soo saartay Warbixinta ho rumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soom aaliya, taas oo ay ka muuqato in Somalia ay horumar ka gaartay deyn cafinta.

IMF ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Soomaaliya ay si guul ah uga soo baxday shur uudihii ku jiray hannaanka dib-u-eegista 6-aad oo muddo labo toddobaad ah ay ku shirayeen magaalada Nairobi Dowladda Soomaaliya iyo IMF/ Bangiga Adduunka.

Si kastaba, Puntland ayaa waxaa xilligan khilaaf xoogan uu kala dhexeeya dowladda fed eraalka ee hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh, kaas oo saameyn ku yeeshay wada shaqeynta Garoowe iyo Muqdisho, maadaama aysan Puntand kasoo muu qday shirarkii Gola ha Wada-tashiga Qaranka ee ugu dambeeyay, kaas oo looga hadlay xaaladda dalka.

Saraakiil Shabaab ah oo lagu duqeeyey Ceelbuur iyo magaca ninkii ugu sareeyey oo la dilay

Howlgal lagu dilay madaxii maaliyadda ee Khawaarijta Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Galgaduud ayaa Shalay ka dhacay gudaha degmada Ceelbuur oo weli ku jirta gacanta kooxda.

Howlgalka oo loo adeegsaday diyaaradaha dagaalka ayaa ka dhacay guri ay ku shirayeen saraakiil sare oo Shabaab ah, kuwaas oo dhanka maaliyadda u qaabilsanaa kooxda,

Warbaahinta Dowladda Soomaaliya oo soo xiganeysa Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik oo ka mid saraakiisha hoggaamisa ciidanka xoogga dalka, kana soo jeeda Ceelbuur ayaa baahisay xogtaan.

Sarkaalka ugu sareeyey kooxda maaliyadda ee Galgaduud u joogtay Al-Shabaab ee howlgalkaan lagu dilay waxaa magaciisa lagu soo koobay Sahal, waxaana la dhintay xubno kale oo loo maleynayo inay saraakiil yihiin iyo dagaalyahanoilaalo u ahaa.

Duqeynta Shalay ka dhacday Ceelbuur ee lagu beegsaday madaxdii Shabaab u qaabilsaneed dhanka maaliyadda ayaa imaana iyadoo Shalay duqeymo kale oo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug lagu laayey Shabaab badan oo qorsheeyey inay fuliyaan weerar cagmarin ah.

Diyaaradaha dagaalka ayaa Shalay laayey koox lagu diyaarinayey dhulka howdka ah ee u dhow deegaanka Shabeelow oo dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta Al-Shabaab, dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgalkaas ayaa sheegtay in la dilay ugu yaraan 30 dagaalame, isla markaana ay socoto qiimeynta khasaaraha rasmiga ah ee gaaray kooxda.

Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka Axmed Macalin Fiqi oo ku sugan koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegay in lix goobood lagu duqeeyey kooxda, isla markaana dhulka lala simay dagaalayanadii iyo gaadiidkii Shabaab ee maalmahaan howdka lagu diyaarinayey.

Dhinaca kale, Ciidamada Xoogga dalka iyo xoogagga difaaca Shacabka ayaa Shalay Khawaarijta Al-Shabaab kala wareegay deegaanada Ceelkabar iyo Jaburow oo dhaca galbeedka magaa lada Beledweyne ee gobolka Hiiraan.

Ciidamada ayaa weerar dhowr jaho ah ku qaaday deegaanka Luuqa-Jeelow oo ahaa goob Al-Shabaab lacago baad ah uga qaadi jireen dadka u kala safra gobollada dhexe.

Saraakiisha ciidamada xoogga iyo kuwa deegaanka ayaa ka warbixiyey howlgalkii Shalay, waxayna sheegeen in Khawaarijta Al-Shabaab oo halkaas dadka deegaanka ku dhibayay sanado badan ay ka ceyriyeen oo deegaanadii ay hadda soo galeen gacanta dowladda.


Faahfaahino kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo B/weyne ka dhacay

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kha saaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ah oo duhurninadii Shalay ka dhacay gudaha M/ Bal edweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Qaraxaan Ismiidaaminta ah ayaa ahaa mid loo adeegsaday gaari Xamuul ah oo lasoo buu xiyay waxyaabaha qarxa, kaasoo ka dhacay barkoontarool oo gaadiidka looga qaado lac agaha Canshuurta oo ku taala agagaarka Buun dada Nuur xawaad ee magaalada Baledweyne.

Khasaaraha hordhaca ah ee la xaqiijiyay ayaa sheegaya in ilaa 10 ruux ay ku dhinteen qaraxa, islamarkaana dad gaaraya 20 ruux ay ku dhaawacmeen qaraxa, walow wali ay jiraan dad guryo kusoo dumeen oo la baadi goobi ha ayo, islamarkaana khasaara ha uu intaan kasii badan karo.

Qaraxaan waxa uu si weyn u burburiyay dhi smayaal badan oo ku yaala xaafadaha Kooshin iyo Xaawa taako ee magaalada Bale dweyne oo isugu jira goobo ganacsi iyo guryo caadi ah.

Majirto wax war ah oo kasoo baxay dhanka laamaha amaanka degmada Baledweyne oo ku aadan khasaaraha ka dhashay qaraxaan Is miidaaminta ah ee geystay khasaaraha baax ada leh ee isugu jirta naf iyo maal intaba.

Baledweyne waa magaalada labaad ee ko oxda Shabaab ka fuliso qaraxyada Ismiidaam inta ah ee ugu khasaaraha badan marka laga reebo magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

Guudlaawe oo War kasoo saaray Qaraxii khasaaraha badan dhaliyay ee Baladweyne

Madaxweynaha D/G/Hirsha beelle Cali Gu udlaawe ayaa ka tacsiyeeyay shacabkii Soo maaliyeed ee ku naf waayay qaraxii Shalay Al-Shabaab ay ka geeysteen Magaalada Beledw eyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay dadkii shacabka ahaa iyo ciidankii ka hortagay weera rkaas bahalnimo ee ku dhimatay qaraxa in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, inta ku dhaaw acantayna caafimaad degdeg ah siiyo.Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaan ka dhac ay magaalada Beled weyne ayaa waxaa ku dhi ntay ugu yaraan illaa 10 qof, halka ay ku dha awacmeen 20 kale oo u badan dad shacab ah oo aan waxba Shalaysan.

Si kastaba Beledweyne ayaa waxaa horay weeraro xoogan oo qaraxyo ah uga fulisay Al-Shabaab, waxaana ku geeriyooday dad farab adan oo isugu jiray Askar, saraakiil ciidan, mas’ uuliyiin iypo dad shacab ah.

Midowga Afrika oo walaac ka muujiyay sida ay DFS u maareysay codsi ga dib u dhigid da bixitaanka ATMIS

Dhowr dal oo ka mid ah dalalka ay ciidam ada ka joogaan M/Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay, kuna qanac sanayn qaabka ay DFS u maareysay dhimista iyo codsigeedii ah aa in la hakiyo hannaanka bixitaanka ciida ma da. Sarkaal codsaday in aan magaciisa la sha acin ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay hareer martay hay’addii ku haboo neyd ee arri ntan gacanta ku hay say.

Waxa uu ku andacoo dey in codsiga ay ahayd in loo gudbiyo Golaha Nabadda & Amm aanka ee Midowga Afrika, oo ah hay’adda u xilsaaran Ciidamada M/Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Taas bedelkeeda, waxaa loo gudbi yay Golaha Ammaa nka ee Qarama da Midoo bay, kaasoo uu sarkaalku u arkay mid hareer maray hay'addii ku habboonayd.

"Warqadan ma ahayn in lagu wajaho Gol aha Ammaanka ee Q/Midoobay ee waa in lala socodsiiyo hay’adda loo igmaday oo ah Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika. Iyaga ayaa ah kuwii soo amray in la geeyo ciidamada ATMIS-ka,” ayuu yiri sark aalka.

Mas’uulkan oo hadalkiisa sii wata ayaa car rabka ku adkeeyay in codsigan oo kale ay ah eyd in uu soo gudbiyo Wasiirka Arrim aha Diba dda Soomaaliya ama mas’uul ka sareeyo, kad ibna safaaradda Soomaaliya ee Addis Ababa ay fududeyn karto gudbinta codsigan oo loo maro hab diblomaasiyadeed oo sax ah.

Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan ku soo gud bin codsiga waqtigii loogu talagalay, isagoo sheegay in dhowr toddobaad ay ka harsan tahay xilliga la dhimi doono 3000 aksari, iyadoo aan lagala tashan, lagalana shaqeyn dhinacyada ay khuseyso.

Maalmo ka hor dowladda Soomaaliya ayaa golaha ammaanka QM u dirtay codsi ku aadan in saddex bilood dib loo dhigo wajiga labaad ee bixitaanka ciidanka ATMIS, oo haatan ku be egnayd bishaan september.

Puntland oo Shalay xukuno kala duwan ku riday xubno ka tirsan Daacish

Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka Sida ee Shanta Gobol iyo dambiyada culus ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Shalay oo sabti ah waxa ay 3 nin oo ka tirsan Daacish ku riday xukuno kala duwan.

Ragga lasoo qabtay ayaa waxaa lagu ee deeyay inay falal amni darro ka wadeen qeybo kamid ah Puntland, kuwaasi oo Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Puntland la horgeeyay, kadib markii ay qirteen dembiyada lagu helay.

Maxkamada ciidamada Qalabka ayaa ku xukuntay,

1-Salman Faarax Mohamed 15 sano oo xarig ah,2-Abdullahi Shire Mohamud oo ahaa Nab adoon Daacishta damiinta waxaa lagu xuku may 5 sano,3- Mohamed Ahmed Mohamud waxaa lagu xuk umay 10 Sano oo Xarig ah.

Fadhiga Maxkamaddeynta raggaan ka tirsan Daacish ayaa waxa goobjoog ahaa sara akiisha sar sare ee Maxkamada daraj ada 1-aad ee Ciidamada qalabka Sida ee Shanta Go bol iyo dambi yada culus ee dowlad Gobo leedka Puntland

Dowladda Kenya oo Amartay in toogasho lagu dilo koox hubeysan

Wasiirka amniga Kenya, Kithure Kindiki, ay aa soo saaray amar toga sho ah oo lagu dilayo dambiilayaasha bartilmaameedsada saraaki isha sharciga ee ku sug an waqooyi-galbeed ee dalkaasi. Kithure Kindiki ayaa ku celiyay sida ay dowl adda uga go’an tahay in ay nidaam ku soo dab aalaan qeybo ka mid ah gobolka Rift Valley ee xuduudka la leh Koonfurta Suudaan

Amarka ayaa la bixiyay maalin kadib markii kooxo hubeysan ay weerar ku dileen saddex qof.

Muddo sanado ah, weerarrada burcadda iyo dhaca lo’da ayaa sabab u ahaa xasillooni darr ada waqooyi-galbeed ee Kenya.

Horaantii sanadkan, ciidanka ayaa loo diray deegaanka si ay wax uga qabtaan shabakad aha dambiilayaasha ee xuduudka isaga gudba ka dib markii dhowr qof lagu dilay xoolona laga dhacay.

Madaxweynaha Uganda oo gooni isutaaga Somaliland ku tilmaamay mid aan sax ahayn

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, ayaa soo jeediyay in Somaliland iyo Soomaal iya midoobaan, isa ga oo sheegay in loo baa hany ahay in dhinacya du qaa taan siy aas ad ku salay san danto oda.

Museveni oo qo raal kasoo saaray kulan uu madaxtoo yada Kampala kula yeeshay Erga yga Gaar ah ee Somaliland u Qaabilsan Ugan da Ja amac Muuse Jaamac, ayaa sheeg ay in gooni isutaaga Somaliland aanu ahayn mid sax ah.

"Waxa madaxtooyada Entebbe igu soo bo oqday Ergayga Gaar ah ee Somaliland Jaamac Muuse Jaamac, anagu ma taageers anin in So maliland ka godo Soomaaliya, waayo istaraateji ahaan waa qalad" ayuu yidhi Museveni.

Museveni diidmadiisa waxa uu ku sababe eyay in dadka labada dhinac ay wajahayaan cabado isku mid ah, marka laga yimaado diinta iyo jinsiyada, sidaa darteedna ay u fiicantahay in ay qaataan siyaasad dan ku salaysan, taasi oo uu ku sheegay in ay ka muhiimsantahay siyaasada ku salaysan jinsiyada.

Waxa uu sheegay in uu diyaar u yahay in uu ka qayb qaato dhexdhexaadinta labada dhi nac, isaga oo sheegay in suuqyada gudaha ee Soomaaliya iyo Somaliland anay ku filnayn, sidaa daraadeedna loo baahanyahay in dhina cyadu ay midoobaan, isla ganacsadaan, kadi bna Afrika la ganacsadaan.

Sida ay hore u sheegtay Xogeeyihii Hore ee Maraykanka ee Arrimaha Afrika Condole ezza Rice dowlada Uganda ayaa ka mid ah waddamada Afrika ee kasoo horjeeda gooni isutaaga Som aliland, sidookale, Uganda ayaa kamid ah waddmada ay ciida madu ka joogaan Soomaaliya.


MUXUU YAHAY FARQIGA U DHAXEEYA QOFKA SOOMAALI GA AH IYO MUWAADINKA SOOMAALIGA AH?


Waji Soomaali

Dawladda Soomaaliya ayaa dhawaan bilowday inay bixiso ka arka aqoonsiga Soomaalinimo, iyada oo muhiimaddiisa ku she egtay faa'iidada uu u leeyahay amniga dalka. Balse waxaa ka dha shay doodo iska soo horjeeda kuwaas oo salka ku haya cida xaq qa u leh inay qaadato kaarka.

Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa sheegay in qaa dashada kaarkaan oo kaliya ay caddeyn karto muwaadn imada qofka Soomaaliga ah.

Laakiin waxaa jira siya asiyiin fikir kaas mid ka duw an qaba. Wasiirka arimaha gu daha ee dawlad goboleedka Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa qaba in ay loo baahan in bulshadu ay ka doodaan sida cidda xaqqa u yeelanaysa kaarkaan aqoonsiga.

Juxa ayaa sheegay in qaadashada kaarkaan ay ku lifaaqan ta hay dooda ah yaa muwaadin Soomaali ah loo aqoon sanayaa?

Juxa oo horay wasiir uga soo noqday xukuumadihii u dambee yay ee Soomaaliya ayaa sheegay in marar kala duwan ay xuku umadihii uu ka tirsanaa iyo baarlamaankuba isku dayeen in ay sharci ku saabsan cidda muwaadin loo aqoonsan karo ka dood aan, balse dib loo dhigay marar kala duwan.

"Dawladdii hore way riixaysay [Sharcigaan], baarlamaankuna runtii wuu riixayay oo barafisoor Jawaari ayaa dhawr jeer i wayd iiyay oo i yiri 'Juxoow sharciga miiska keen'...aniga markaas waan ka cudur daartay oo waxaan ku iri 'war niyohow doodaan wa xay u baahan tahay in Soomaalida la galiyo", ayuu yiri Juxa oo la hadlay BBC da.

Wuxuu sheegay in markii dambe ay dood ka dhalatay hay' adaha dawladda dhexdooda kadib markii khilaaf ka dhashay jins iyadda Cabdikariin Qalbidhagax oo loo dhiibay dawladda Itoobiya.

Kaarka aqoonsiga Soomali

Hadaba yaa muwaadin Soomaali noqonaya?

Soomaaliya ma jiro sharci cusub oo qa as u ah muwa adini mada oo la ansixiy ay, kaas oo kala qe exaya cidda dawla dda Soomaaliya u aqoonsaneyso inuu yahay Soomaali iyo in kale.

Balse waxaa jira sharci soo baxay sanadkii 1962 dii, kaas oo lagu magacaabo lambar 28 oo ay dajisay jamhuuriyadii Sooma aliya ka dib xornimadii ay ka qaadatay gumaystaha.

Sharcigaas oo ah kii ugu dambeeyay ee loo sameeyay kala cadeynta cidda qaadan karta jinsiyadda Soomaaliga, ayaa qeex aya inuu farqi u dhaxeeyo noqoshada muwaadin Soomaal iyeed iyo noqoshada qof isirkiisu yahay Soomaali.

Qofkasta oo isirkiisa, dhaqankiisa iyo luuqadiisu tahay Soom aali ayuu sharcigaan u aqoonsan yahay inuu kamid yahay umad da Soomaaliyeed.

Maxamed Cismaan Jawaari oo ah gudoomiyihii hore ee Gola ha Shacabka Soomaaliya ayaa qaba in farqi u dhaxeeyo labada kalmadood ee Umadda Soomaaliyeed iyo Shicbiga Soomaaliyeed oo ku xusan sharcigaan. "Shacbi waa magac koox, mufradkiisu waa muwaadin. Labada kalmadoodba waa carabi", ayuu yiri Jawaari. "Muwaadin sida kal maduba kuu sheegayso waxaa waaye qofka meesha deggan, shuruudiisu waa inuu dalka dagan yahay".

Dhanka kale sharcigaan ayaa faahfaahinaya sida qof aan Soomaaliya u dhalan uu u qaadan karo jinsiyadda Soomaaliya.

Jawaari

Qofkasta oo aan isirkiisu ahayn Soomaali ayuu sharcigaan ka dal bayaa inuu deganaado gudaha dalka muddo 7 sano ah, sidoo kalana uu noqdo canshuur bixiye aan dalka danbi ka galin.

Shuruudahaas kadib ayaa loo baahan yahay inuu maro nidaam dhigaya inuu u tago garsooraha degmada uu ku nool yahay, kuna dhaarto inuu u hugaansami doono dastuurka iyo shuruucda dalka. Kadibna arji ayay tahay qofkaas inuu qorto kaas oo uu u saxiixi doono garsooruhu, iyada oo codsi loo qarayo madaxweynaha qaranka. Codsigaas inta uusan saxiixin madaxweynuhu wuxuu sii mari doonaa dhawr heer oo kala ah wasaaradda arimaha gudaha, guddiga madaxa banaan ee bixinta jinsiyadaha iyo golaha wasi iradda ee xukuumadda.

Sidoo kale sharcigaan ayaa dhigaya in qofkii isirkiisu yahay Soomaali balse aan haysan jinsiyadda Soomaaliya loo baahan yahay inuu dalka daganaado muddo labo sano ah, balse shu ruudaha inta kale ayuu kala siman yahay qofka aan isirkiisu ahayn Soomaaliga.

Dhanka kale sharcigaan wuxuu sheegayaa in qof kasta oo isirka waalidkiis yahay Soomaali ee aan haysan jinsiyadda Soom aaliyeed uu xaq u leeyahay inuu qaato jinsiyadda Soomaaliyeed.

Sharcigaan ayaan ogolayn qaadashada labada jinsiyadood ee ay ogol yihiin wadamo badan oo caalamka ah iyo sidoo kale dastuurka kumeel gaarka ah ee Soomaaliya XIGASHO:-BBC

Madaxweynihii dalka Talyaaniga oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Rome

Giorgio Napolitano oo labo jeer soo noqday Madaxweynihii dal kaasi ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Rome.

Giorgio Napolitano oo 98 jir ahaa ayaa waxa uu xilka Madaxweynaha hayey mudd adii u dhexeysay bishii May 15-dii ee sanad ihii 2006 ilaa bi shii January 14-dii ee san adkii 2015.

Wakaallada Wararka Talyaaniga ee ANSA ayaa soo werisay inuu Gior gio Napolitano ku dhintay Isbitaalka The Salvator Mundi Hos pital oo ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Rome.

Bilowgii bishan September ayaa la dhigay Isbitaalka, kadib, markii ay la soo gudboonaatay Xaallad Caafimaad-daro, lamana sheegin Xanuunka hayey ee uu u geeriyooday.

Madaxweyne Giorgio Napolitano waxa uu bishii June 29-dii ee sanadkii 1925-kii ku dhashay magaalladda Naples oo ah Magaal ada Saddexaad ee ugu weyn dalka Talyaaniga. Waxa uu noqday Madaxweynihii u horeeyey ee Talyaaniga oo Labo jeer dib loo soo doortay, wuxuuna xilka ka degay sanadkii 2015-kii isagoo 89 jir

ahaa



 

YAA KA DAMBEEYAY IN MUWAADINKAN SOOMAALIYEED LAGA SOO "TARXIILO" ZAMBIA?


Axmed Guutaale

Dowladda Zambia ayaa la sheegay inay dalkeeda ka ta rxiishay muwaadin Soomaaliy eed oo halkaasi ku ganacsa nayay. Cabdullaahi Axmed Yare oo ku magac dheer Gu utaale oo la hadlay BBC-da isagoo kasii amb abaxaya garoonka diyaaradaha ee maga alada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegay inuusan gareynenin sababta looga tarxiilay waddanka Zambia.

"Dorraad anigoo jooga goobteyda shaqada a yaa waxaa ii yimid ciidanka socdaalka ee dalka Zambia, si degdeg ah oo aan xushmad laheyn ayay ii qabteen. Wax dhibaato ah iima geysan laakiin way i qabteen ilaa iyo Habeen hoe oo dhanna way iska key daba wareejinayeen, gurigeygii way baarteen. Hadal badan kadib waxaan had da ka sii ambabaxayaa garoonka Addis Ababa” ayuu yiri Guutaale.

Wuxuu sheegay in hadda uu san meel ku ogeyn xoolahiisa, dadkii soo tarxiilayna ay ma daarka uga laabteen.

Waxaa uu sidoo kale carrabka ku dhuftay in wax sharci ah ama dokumenti ah oo laga qoray ama loo dhiibay aan la arag.

Zambia

XIGASHADA SAWIRKA,.

"Wax sharci ah oo ay igu soo tarxiileen, waxa dokumenti ah oo ay iga qoreen ama ii dhiibee nna aan la arag. Jeeg aday isoo qabteen, hant ideyda iyo wixii aan hay stayn aan kafara maran ahay iyo dhar iyo deegaan waxa aan lahaa,” ayuu mar kale yiri.

Gutaale oo hadda ku sugan garoonka caa lamiga ah ee Addis Ababa ayaa noo sheegay in hadda uu kusii jeedo dalka Soomaaliya, mar kaa kadibna uu ka fakari doono qorshihiisa mustaqbalka.

Cabdullaahi waxa uu Zambia ku noolaa ku dhawad 25 sano, isagoo ganacsi ku haystay dalkaas.

Mar aan wax ka weydiinay inay jiraan in waxa ku dhacay ay jirto cid uu ku tuhmayo ay uu ka gaabsaday inuu tafaasiil naga siiyo sidoo kalena uu sheegay in aysanna jirin cid uu dambi saarayo.

"Waa su'aalay walaal [Booliska] maxaa d ambi ah oo aan galay ayaan iri, haba yaraatee maadan galin ayay igu dhaheen, laakiin dalkeenna [Zambia] ayaan kaa saareynaa".

Boolis gutaale oo ah muwaadin Soomaaliy eed ah oo sanado badan ka ganacsanayay dalkaas ayaa BBC u sheegay in uusan ogeyn sababta ka dambeyso tarxiilkisa, faafaahin ban danna usan bixin karin maadama uu aad u daa lanyahay, ga roonna uu dhex taagan yahay, sida uu shee gay. "Safaaradda isma aanan arag, oo wakhti aan cidna ku arko maanan helin oo wakhtiga wax iska kooban ayuu ahaa. Ragga hadda m eel sharci iyo kula aadayo maysan aheyn, laa kin saafardda si guudba baasaboorrada waa ka qaa, laakiin wax kaloo ay safaaraddu na tartay weli maynan arag.” Ayuu mar kale yiri Cabdullaahi.

Safiirka Soomaaliya u fadhisa Zambia oo an iskudaynay in aan arrintan wax ka weydiin no ayaysan noo suuro galin.

Mar aan Guutaale weydiinnay in uu doona yo in uu dalka Zambia dib ugu laabto iyo in kale ayuu BBC u sheegay in uu haatan ka jawaabi karin su'aashaas.

Ganacsade Guutaale ay heystey dhalashada dalka Zambia. Waxaa marar badan laga tarxiilay dalkaas Zambia iyadoo aan laga ogeyn sababta.XIGASHO:-BBC

MAXAA LOO XIRAY JOHNNY SO MALI MAXAADSE KA TAQAA NAA NINKAN?

Johny Somali

Johnny Somali oo caan ku ahaa baahinta muuqaalada tooska ayaa la xiray isaga oo looga shakisan yahay in uu si sharci darro ah ku galay goob dhismo ah oo ku taalla magaa lada Osaka, sida ay booliisku Japan Jimcihii u sheegeen warbaahinta maxalliga ah ee dalka Japan.

Ramsey Khaalid Is maaciil, oo 23 jir Yo uTuber ah kaas oo loo yaqaan "Johnny Som ali", ayaa lala xiray nin kale oo isagana reer Ma reykan ah oo la yirahdo Jeremiah Dwane Bra nch, oo 24 jir ah, kaasoo sheegay inuu yahay arday jaamacadeed, sida ay booliisku sheeg een. Muuqaalada Ismaaciil waxaa ka mid ah kuwa uu ku iftiiminayo qaraxyadii atomiga ee Hiroshima iyo Nagasaki kuwaas oo uu sheegay in si cunsurinimo ah loo weeraray dadka Japan.

Labada nin ayaa la sheegay in ay si sharci darro u galeen goob laga dhisayay hoteel ku yaalla deegaanka Osaka ee xaafadda Chuo Ward bishii Agoosto 30-keedii. Ismaaciil ayaa muuqaalka duubay isagoo wejiga xiran, sida uu booliisku ka soo xigatay warbaahinta Japan Times.

Balse booliiska ayay warbaahinta NHK wor ld sheegtay inay garteen inuu Johnny Somali yahay ka dib markii ay eegeen muuqaalada dhanka internetka iyo sidoo kale muuqaalada ay duubeen kamaradaha amaanka.Saraakiisha booliska ayaa la sheegay in Khamiistii ay ka soo xireen nawaaxiga magaalada Dotonb ori

. Waxay booliska u sheegeen inaysan hadla ynin ilaa qareenadooda a y ka arkayaan.

Tan iyo bishii hore, waxaa si isdaba joog ah loo arkayay isaga oo muuqaalo toos ah ku dhex duubaya baararka iyo ma qayadaha Osaka is aga oo aan wax fasax haysan sida ay warbaa hinta NHK World laga soo xigtay. Waxaana la shee gay in tan iyo markaas ay booliiska la socdeen dhaq-dhaqaaqiisa.Maxaad ka taqaa naa Johnny Somali?Johny Somali

XIGASHADA SAWIRKA,JOHNY SOMALI

Ninkan oo la sheegay inuu yahay Soomaali-Ameerikaan ayaa isku sheega in yaraantiisii uu askar ahaa, isla markaana uu yahay burcad-badeed sida ku xusan bartiisa Youtube-ka.

Johnny Somali ayaa cambaareyn kala kulmaymuuqaalladiisa oo dadka qaar ay ku eedeeyaan in ha dallo cunsuriyad ay ku dheehan tahay uu dadka ku dhoho, dhaq ankooda uu ku maadeysto, haweenka uu dhibo isla markaana buuq uu ka abuuro meelaha ay dadku isugu yimaadaan.

Muuqaalkiisa ayuu ku sheegay in aabihiis uu yahay Soomaali halka hooyadii ay tahay Ito obiyaan, "waxaan doonayaa in aan hal wax caddeeyo, aabahay waa Soomaali hooyadayna Itoobiyaan, hooyaday waa Oromo," ayuu yiri.

Waxaa muuqaalladiisa qaar lagu arkaa dadka oo la dagaalaya isaga, sababo la xiriira hadallada uu ku yiraahdo.

Ninkan ayaa bartamihii sannadkan ku sugnaa jasiiradda Bali oo qaaradda Aasiya ka tirsan, iyadoo dadka ay diidmo ka muujinayeen imaanshihiisa kaddib, dhacdooyin kuwaas la mid ah oo lagu eedeeyay inuu ka sameeyay dalka Japan.

Dhowr muuqaal oo uu bartiisa YouTube soo dhigay, Johny waxaa la arkayay isagoo meel aha ay dadku isugu yimaadaan ku qaqashaa daya haween, isla markaana ku dhahaya had allo ‘dumar nacayb ah iyo kuwo cunsurinnimo ku dheehan tahay’.

Johnny Somali ayaa sidoo kale intii uu Jap an ku sugnaa la arkayay isagoo dhibaya dhalinyaro ku sugnaa tareen dhexdiisa, isagoo kala hadlayay arrimaha Hiroshima iyo Nagas aki (magaalooyin Japan ku yaalla oo Marey kanku bamboo ku weeraray sanadkii 1945), isa goo dhahaya "Waan sameyn karnaa mar kale.”

Mid ka mid ah rakaabka, oo sheegay inuu asal ahaan Kuuriyaan yahay uuna heysto dhala shada Mareykanka, ayaa la murmaya kana codsanaya inuu xushmad muujiyo.

Dhowr muuqaal, Johnny Somali uma muu qan mid ka qoomameynaya ficilladiisa, isagoo sheegay inuuba ka helo falcelinnada ka dhasha muuqaalladiisa uuna kuba sii caan-boxo.

Waxaa sidoo kale jirtay in qudhiisa dhibaa to ay soo gaartay , oo marka ay dadku aqoon sadaan uu khatar u galo in lala dagaallamo.

Mid ka mid ah dadka isticmaala baraha bulshada ayaa Twitter-ka kusoo qoray "Johny Somali ayaa halkan lagu arkay isagoo labo gab dhood oo Japan u dhashay ugu yeeraya inay fool xun yihiin sababtoo ah ma aysan dooneyn inay ka soo dhex muuqdaan muuq aalkiisa".

Haatan wuxuu ku sugan yahay jasiiradda Bali, imaanshihiisa toddobaadkii la soo dhaafay ayaa baraha bulshada jasiiraddaas ka dhex abuurtay dood, iyadoo dadku ay muujinayeen inay ka war hayaan taariikhdiisa.

Inkastoo weli uusan gudaha jasiiradda ka abuurin sida falcelinnadii ka dhashay safarkiisii Japan, haddana mar uu booqday xeebta Bali.

Muuqaalka ayaa laga arkayay isagoo la

hadlaya labo nin oo xeebta ku sugan, kadibna

ay murmayaan. XIGASHO:-BBC.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip