HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMSII 17-KA AGOOSTO 2023-KA

0
Thursday August 17, 2023 - 08:14:04 in Wararka by
  • Visits: 389
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMSII 17-KA AGOOSTO 2023-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sago otin ah la qaatay danjiraha Yurub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda feder aalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah kula qaatay magaalada Dhuusamareeb danji raha midowga Yurub Ma rwo Tinna Intelman oo uu dhammaday muddo xilee dkeeda diblomaasiya deed ay ku joogay dalkeen na. Madaxweynaha JFS ayaa ku bogaadiyey mido wga Yurub taageerada iyo garab istaagga ay siiyaan dalkeenna, isagoo Safiirka uga mahadceliyey wada shaqeyntii wa naagsaneyd iyo daddaalla ddii ay ku bixisay ho rumarinta xiriirka dibl omaasiyadeed ee Sooma aliya iyo midowga Yurub.

Dhankeeda Marwo Tinna Intelman ayaa sheegtay in Soomaaliya ay hayso dhabbaha ho rumarka, taas oo muujineyso dib u soo kaba sho dhaqaale, amni iyo guu laha wax ku ool ah ee laga gaaray daga alka dalka looga xoreyna yo argagixisida oo hadda maraya marxalad gab egaba ah wajagii labaad ee howlgalka.

Golaha Shacabka oo meel mariyay Hind ise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka

Golaha Shacabka BFS ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel Mariyey Hindise sharciyeedka Ha nti-dhowrka guud ee Qaranka oo maray aqrin tiisi sadexaad.Hindise shar ciyeedka Hanti-dhowrka gu ud ee Qaranka oo cod ga can taag ah la geliyay ayaa waxaa ka aamusay 4 xildhi baan, waxaa diiday 3 xubnood, waxaana oggololaatay 135 sida uu sheegay guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka BFS, Cabdullaahi Cumar Abshiroow oo Dorraad guddoomin ayay kul anka golaha shacabka.

Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige ayaa golaha Shacabka uga mahad celiyey ans ixinta Hindise sharciyeedka Hanti-dhowrka guud ee Qaranka, wuxuuna sheegay in hindi sahani uu tiir weyn u yahay Wasaaradda Maa liyadda.

RW Xamsa Cabdi Barre oo magacaabay La-taliyaha Sare

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Md.Xamsa Cabdi Barre ayaa u magacaabay La-taliy aha Sare, ahna Xiriiriyaha Guud ee Horum arinta Karaan ka Bulshada ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dr Hodan Cismaan Cabdi.

RW.Xamza ayaa sameeyay magaca abistan kadibn mar kuu arkay kartida, aq oonta iyo waaya-ara gnimada Marwo Hodan, isla markaana uu Tix galiyay baahida loo qabo in la hormariyo awo odda iyo karaanka bulshada, taasi oo qayb ka qorshaha Xukuumadda DanQaran.

Duqa Muqdisho oo soo xiray tababar ku saa bsanaa doorka hoggaaminta haweenka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimca ale (Madaale) ayaa soo xiray tababar socday muddo 3-cisho oo loo qabtay ururka haweenka G/Banaadir, kaas oo ku saabsanaa doorka hoggaaminta haweenka.

Xiritaanka tababarkan waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bul shada Gobolka Banaadir, Xog’hayaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir iyo guddoomiya ha ururka haw eenka Gobolka, waxaana inta uu tababar kan socday looga dooday xoojinta ka qeyb galka doorka haweenka ku lee yihiin siyaasada iyo in haweenku noqdaan hogaamiy aal saameyn leh.

Guddoomiye Madaale ayaa sheegay inh aweenka ay tiir adag u yihiin midnimada umm ada Soomaaliyeed, dhismaha dowladnimada iyo dib u soo kabashada dalka.

Cabdiweli Gaas: Madaxweyne Xasan Sheikh waa inuu u tagaa reer Hiiraan oo ka dhega ystaa cabashadooda

Raysal wasaarihii hore Soomaaliya iyo mad axweynihii hore ee maamulka Puntl and, Cab diweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay DFS inay wax ka qabto tabashada ay reer Hiiraan.

W areysi uu bixiyay Cabdiweli Gaas ayuu ku sheegay inmadaxweyne Xasan Sheikh looga baahan yahay inuu u tago reer Hiir aan kana dhegaysto doodda ay qabaan.

"Dorraad dowldnima da waa Fragile (Nugusha hay), qabiil kastana Veto Power ayuu leeyahay. Ma rka waxaa loo baahan ya hay in dadkaasi lasoo dhoweeyo oo la yiraahdo muxuu yahay Concernkiina,” ayuu yiri Cab diwali Gaas.

Cabdiwali Gaas wuxuu sheegay madaxwey ne Xasan Sheikh oo hadda ku sugan M/ Dhu u so mareeb inay u fududahay inuu tago M/ Bal adweyne lana kulmo Cali Jeyte.

"Waa maxay Problem-ka ku jira haddii mada xweyne Xasan Sheikh uu u tago Cali Jeyte, kuna dhaho, "Abti muxuu yahay problem-kaa gu. Cali hadduu xujo ka dhigay tegitaanka Mu qdisho, waxaa la rabaa in madaxweynuhu xuj adaas furo oo u tago Cali Jeyte” ayuu yiri Cabd iweli Gaas.

Raysal wasaarihii hore wuxuu sheegay in reer hiiraan ay dulmi ka tabanayaan nidaamka awood qeybsiga maamulka Hirshabeelle.

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo xari ga ka jaray xarunta dhexe ee hay’adda maaraynta musiibooyinka

Ra’isal wasaare ku xigeenka dalka Md. Saal ax Jaamac ayaa Dorraad xarigga jaray xarunta dhexe ee hay’adda maaraynta musiibooyinka Soomaaliyeed ee SODMA.

R/wasaare ku xigeen ka dalka oo ka hadlay munaasabadda xarig jarka xarunta dhexe ee hay’adda ayaa bogaadiyey muda da kooban ee sanadka ah hawlaha baaxa dda leh ee ay hay ’addu qabatay isagoo sidoo kale sheegay in wali ay sugayso hay’adda hawl ballaaran, mad aama dalka uu ka socda dagaalka Khawaarijta lagula jiro.Guddoomiyaha hay’adda maaraynta musiib ooyinka Maxamuud Macallin oo ka hadlay mu nasabadda xarig jarka ayaa isagana ka sheek eeyey marxaladihii kala duwnaa ee ay soo martay hay’adda SODMA mudadii sanadka ah ayd ee ay jirtay, isagoo sheegay markuu xilka la wareegay in hay’addu ay ku shaqayneysay xarun kiro ah, Dorraadna ay dagantahay xarun dhexe oo ay iyadu leedahay.

Xafladda xarig jarka oo si heersare loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qaybgalay was iirka wasaaradda gargaarka iyo arrimaha bini’a dinmada Koofur Galbeed mudane Cabdinaasir Caruush, wakiillo ka socday hay’adda UNDP oo ah hay’adda dhistay xarunta SODMA iyo ma amulka kala duwan ee Hay’adda.

Bishii August ee sanadkii hore ayey dowla dda Soomaaliya dib u hawlgalisay hay’adda ma araynta musiibooyinka, si dalka looga badnaad iyo macluul iyo abaara baahsan oo dalka mar kaa ka jirtay, waxaana hay’addu ay kaalin wayn ka qaadatay badbaadinta kumanaan Qoys oo Soomaaliyeed, kuwaas oo macluul qarka u saa rnaa, iyadoo waqti ku haboon kaga jawaabtay baahiyaha xaaladaha bini’aadanimo ee dalka ka jira.

Nabadoon Xaad "Al-shabaab waxay bila abeen iney hubeeyaan dadka ku nool degm ada Ceelbuur"

Iyadoo dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay wado abaabulkii ugu dambeeyay oo ay ku doo neyso iney Al-shabaab kaga saarto magaalo oyinka Ceelbuur iyo Galhareeri oo ka tirsan go bolka Galgaduud ayaa ha dana waxaa soo ba xaya warar sheegaya in Al-sha baabka ku sug an Ceel buur ay bilaabeen iney hu beeyaan dadka ku dhaq an degmadaas.

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda degmada Ceelbuur ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in kooxda Al-shabaab ay de gmada ka bilaaw day iney si xoog ah ku hubeyso dad ka ku nool Ceelbuur.

"Ciidamada huwanta waxay kusii jeedaaan Ceelbuur, ujeedka wuxuu yahay in la xureeyo magaaladaas maalmama soo socda, Shabaab na bilaabeen iney hub u dhiibeen dadka deeg aanka oo ay ku sawireen si ay uga faa’iidey staan dagaalka culus ee ku wajahan Ceelbuur" ayuu yiri Nabadoon Xaad.

Hadalka Nabadoon Maxamed Xasan Xaad ayaa kusoo beegmaya, iyadoo ciidamadii ugu badnaa loo diyaariyay xureynta maagalooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri oo ah labada degmo oo wali ay kaga ku sugan yihiin Al-shabaab dee gaanada Galmudug.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud oo todobaadkii labaad ku sugan Dhuusamare eb ayaa sheegay in marka la xureeyo labad aan degmo uu soo afjarmi doono wajiga koowa ad ee howlgalka ka dhanka ah Shabaab, islam arkaana loo gudbi doono wajiga labaad ee dagaalka.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa shee gaya in ciidamada dowladda, kuwa Daraawiishta Galm udug iyo ciidanka dadka deegaanka ay saacad aha soo socda duulaan rasmi ah ku qaadi doo naan degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ee gobolka Galgaduud.


Madaxweyne Xasan oo ka soo jawaabay hadalkii Dubbe

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Senator Cismaan Abuukar Dubbe ku amaanay hadal uu maalin ka hor ka jeediyey kulan uu yee shay golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xafladii 14-ka Agoosto ee sanad guurada Galmudug ka sheegay inuu dhageystay hada lka Sanetor Dubbe, wuxuuna sheegay inuu jeclaan lahaa in dadka dhan ay sida Dubbe u fekeraan.

"Waxaan daawaday Senator Dubbe oo ka hadlaya Aqalka Sare, si Soomaalinimo ah oo macna leh, qof kastana oo qof kasta oo Soom aali ah in intaas oo kale uu fahmo ay muhiim noo tahay ayuu u hadlay,” ayuu yiri Madaxw eyne Xasan Sheekh.

Madaxweynaha ayaa dadka Soomaaliyeed ka codsaday inay hadallada xun meel iska dhi gaan oo dowladda lagu garab siiyo dagaalka an, "War qof kastow wixii aad nagu tari karto halganka socda ku tar, inta uu rabo hala eka ado, dagaalan cidi kuguma qasbeyso, laakiin xeelado badan ayaad uga qeyb qada kartaa xoreynta dalka,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Xasan Sheekh.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ay aa kula taliyey qofkii aan garab istaagi karin halgankan inuu iska aamuso.

"Inaad meelaha ka bacbaceyso oo reer he bel iyo reer hebel isku dirto waxaba kuu tari meyso, inaad faafiso dacaayado hadii maxkamad lagu soo taago aadan cadeyn u heyn haku daalin,” ayuu yiri Madaxweyne Xas an Sheekh oo ku sugan Dhuus amareeb.

Senator Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa fa dhigii Golaha Aqalka Sare ku canaantay Xildhib aannada BFS, isagoo sheegay inay isaga jira an nolol caadi ah, xilli dalka uu ka socdo dag aal jihaad ah oo dowladii ay ka tirsanaayeen ay ku qaaday Al-Shabaab.

"Madaxweynihii Jamhuuriyadda Tuute ayuu xirtay, furintii ayuu joogaa, Xildhibaan nadii Qa aci ayey tumanaayaan oo Xamar bey joogaan, qaar kooda Ciyaaraha ayey daawanayaan,” ayuu yiri Senator Dubbe.

Waxa uu intaas kusii daray "Waa in daga alka la wada galo oo furimaha la wada tago, wa ana in la fasaxo waxbara shada, shaqaalaha dowladda, si loo wada galo dagaalka dalka looga xoreynayo argagixisada.”

Waxa uu soo jeediyay si guul wax ku ool ah looga gaaro dagaalka socda loo wada istaago, taasi bedelkeedana ay noqoneyso Soomaaliya meel laga quusto haddii laga adkaan waayo argagixisada.

"Waxa ay ahayd dhammaanteen in aan gur manno, Dorraad jiritaankeen ayaa la’isku hay aa, intii aan u gudbin Federaal. Dad baa u hays ta in haddii Xasan Sheekh uu ku soo jabo daga alka in dowlad cusub iska imaaneyso; Wallaahi inaanan noqoneynin, Soomaaliya waxa ay noq oneysaa meel ay ka quustaan maalgaliyaa sha.”

Sidoo kale waxa uu yiri "Shaqada waan u soo laabaneynaa ee dagaalka aan wada galno, waxa aan raabnaa in dowladdu fasaxdo Iskuullada, Jaamacadaha, shaqaalaha iyo Was aaradaha, dalka waxa uu ku jiraa inta uu u dha xaysa nolol iyo geeri, haddii kale taariikhda wa xa la oran doonaa dad Soomaali ah baa jiri jir ay.” Hadalkaan ayaa imanaya xilli uu dalka ku socdo dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shab aab, kaasi oo uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh, oo hadda xarun ka dhigtay M/ Dhuusama reeb ee caasimada maamulka Gal mudug, halkaan wuxuu Madaxweynuhu ka ab aab ulayaa howlgal la doonayo in maalmaha soo socda lagu soo afjaro dagaalyahanada koo xda ee ka dagaalaya Galmudug

Warbixinta Did-U-Eegista Muddada Dhexe Ee Qorshaha Horumarinta Qaran ka 9-AAD Oo La Daah Furay

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Md/Saa lax Jaamac ayaa daah-furay Warbixinta Did-U-Eegista Muddada Dhexe ee Qorshaha Horuma rinta Qaranka 9-AAD

. Warbixinta ayaa faahfaahin buuxda waxa ay ka bixineysaa horumarkii laga sameeyay 30-kii bilood ee ugu horeysay laga soo bilaabo January 2020 ilaa June 2022 ee Qor shaha Horumarinta Qaranka 9-aad.

Dib u eegista waxa ay muujinaysaa horu mar la taaban karo oo laga gaaray bartilmaam eedyada iyo ujeeddooyinka ugu waaweyn ee afarta tiir ee Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad.

Waxay sidoo kale tilmaameysaa waxii gaa bis ahaa, caqabadaha, iyo casharrada laga bar tay iyadoo sidoo kale soo jeedineysa talooyin wax ku ool ah si loo hagaajiyo wajiga ugu dam beeya ee Qorshaha ee 2023–2024.

afiirka Somaliya ee Ethiopia oo sha hado sharaf guddoonsiiyey orody ahan ka Soom aaliyeed Cali Iidow

Danjiraha Jamhuuriyadda federaalka Soo maaliya ee dalka Ethiopia Md. Cabdullaahi Max amed Warfaa iyo qaar kamid ah dibloma asiyi inta safaaradda Soomaa liya ee Addis

Ababa ayaa kulan soo dhoweyn iyo dhiiri-gelin ah ugu sameeyay xafiiska safiir ka orodyahan ada Soom aaliyeed ee sanadihii la soo dhaafay iyo bilihii u danbeeyeyba guulo heer Qaran ah uga soo hooyey Jamhuuriy adda Soomaaliya tartanada ciyaaraha Olombikada caal amka iyo kuwa Afrika.

Danjire Cabdullaahi Max amed Warfaa ayaa xusay in orodyahanada ka la ah Cali Iidow Xasan iyo Cabdullaahi Jaamac Maxamed ay muujiyeen dadaal dheeraad ah oo Soomaaliya magaceeda sare u qaadaya, la gana filayo inay guulo waaweyn soo hooyaa n, sidaa darteedna ay safaaraddu ku maamuust ay shahaado sha raftan.

R/ wasaare ku xigeenka dalka oo ka daahf uray dib u eegista qorshaha horumarinta Qaranka..

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mdane Saalax Jaamac ayaa daah-furay dib u eegista muddada dhexe ee qorshaha 9-aad ee horu marinta Qaranka oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda qorshaynta iyo maalgashiga dowladda FS.

Qorshahan oo ku salaysan casharrada laga bartay qorsha yaashii horumarinta Qaranka ee hore ayaa dowladdu waxa ay diyaarisay oo ay hir-gelisay qorshaha horumarinta Qaranka (2020-2024).

Qorshahan ayaa waxaa aasaas u ah afar-tiir oo kala ah; siyaasad loo dhan yaya hay, amniga, sarraynta sharciga iyo horu marinta dhaqaalaha.

Warbixintan ayaa ku salaysan qorshaha xuk uumadda Dan-qaran ee ku aaddan horumar inta bulshada iyo in dalkeennu gaaro iskufilna ansho dhaqaale.

Soomaaliya iyo Eritrea oo ka wada had lay xoojinta xiriirka labada dal

Safiirka Soomaaliya ee Uganda Danjire, Cal i Maxamed Maxamuud Cali Cagaba ruur ay aa xarunta safaaradda Soomaaliya ee Uganda ku qaabbilay safi irka dowladda Eritrea u joo a Uganda ahna hormuudka guud ee safiir rada jooga dalk Uganda (Dean of diplomatic corps) Amb. Moha mmed Sulie man Ahmed

Labada safiir ayaa ka wada hadlay xariirka lab ada dal ee saaxiibbada ah iyo sidii iskaashi labada dhinac u sameyn laha ayeen, iyagoo si doo kale isku soo qaaday dard argalinta how laha diblumaasi yiinta ka howl-gala dalka Ugan da.

Safiirka Eritrea Mohammed Sulieman Ahm ed ayaa ka mahadceliyay sida diiran ee safaar adda Soomaaliya ee Uganda loogu soo dhaw eeyay, taasoo muujinaysa xariirka wana agsan ee labada dowladood ee saaxiibada ah ka dha xeeya.

Dhankiisa Safiir Cali oo ka mahad celiyey booqashada uu safaaradda noogu yimid, sidoo kalena ka mahadceliyay ka qayb qaadashada dowladda Eretria dib u dhiska ciidanka xoogga Qaranka Soomaaliyeed, una sheegay in si dhaw safiir ahaan ula shaqeyn doono saaxiib kiis safiirka Eritrea ee Uganda.

D/ Imaara at-ka oo sheegtay inay gac an ka geys an doon to wada ha dallada Somaliya & Somaliland

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wada hadallada DFS iyo Somaliland Md., Cabdi kariim Xuseen Guuleed ayaa Dorraad kulan qoto dheer la qaatay safiirka dalka aynu walaalaha na hay ee Isu tagga Imaaraadka Carabta Mr. Ahm ed Jumah Alromaith.

Labada mas’uul ayaa waxay ka wada had leen xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan mar xaladda ay haatan Somaliland ku sugan tahay, iyagoo si qoto dheer u dul istaagay wada had allada DFS iyo Somal iland iyo sida loo waj ahayo.

Safiirka iyo Ergayga ayaa hoosta ka xarri iqay ahmiyadda ay wada hadalladaas leeyihiin, ka miro-dhalintooda iyo in ay dowladda Imaara at-ku taageersan yihiin soona dhaweynayaan wax kasta oo danta Soomaaliya ay ku jirto.


ATMIS oo lagu eedeeyey iney fashilina yaan howlgalka lagu ciribtirayo Al-Shabaab

Madadxweyne ku-xigeenka Jubbaland Md. Maxamuud Sayid Aadan ayaa Dorraad deg mada Doolow ka daahfuray Shirwey naha Ho rumarinta Amniga iyo Maamul Wanaaga Gob olka Gedo.

Shirkan waxaa ka qayb galaya Xildhib a ano ka tirsan Baarla maanka JFS, Xubno ka tirsan Golaha Was iirada iyo Golaha Wakiilada Jubbaland, Maam ulka Gobolka Gedo iyo Gudoomiyaasha Degm ooyinka Gobolka Gedo.

Shirkan ayaa waxaa inta badan lagu lafa gur ayey Maamul wanaaga iyo Hormarinta amniga, Waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda Arr imaha Gudaha, Fedara alka iyo Dib u heshii siinta Jubbaland.

Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadla yey shirkaas ayaa ku eedeeyey Ciidamada ATMIS inay bilaabeen istaraatijiyad ay ku fashilinayaan qorshaha ay DF Somalia kula dagaallamayso Shabaabka oo laga xoreeyey degaanno badan.

Wuxuu xusay in dhulalka maamullada K/ Galbeed iyo Jubaland ay ka baxayaan ATMIS iyadoo aan la diyaarinin ciidankii Soomaaliyeed ee bedeli lahaa, taasoo kee ntay inay Shaba abku qabsadaan meelaha ay ka baxaan qaar kood.

Wuxuu ciidamada ATMIS ugu baaqay inays an ka bixin xeryohooda iyadoo aan la helin cii dankii Soomaaliyeed ee bedeli lahaa.

”Horay waxay uga bexeen Gerilley oo dad kii lagu dhibaateeyey, bishanna meelo kale ay ay ka bixi rabaan. Marka iyadoo dhinac howlgal ka socdo waa inaysan dhinac kale Shabaabka ka dhiirrigelin.” ayuu yiri Maxamuud Sayid Aad an oo ku baaqay in dib loo dhigo bixitaanka ATMIS.

Maxamuud Sayid Aadan ayaa soo jeediyey in dagaalku uu ku fiican yahay in hal mar gees ka gees laga bilaabo halkii marba dhinac laga bilaabi lahaa.XIGASHO:-allbanaadir.org

Madaxweyne Deni: Ma ahan mid la isaga hari doono gumaadka Somaliland ku hayso degmada Laascaanood

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si kulul uga hadlay ge erida Abwaan Jaamac Kediye oo Dorraadta ku dhintay duqeyn ay ciidamada Somaliland ka geysteen magaalada Laasc aanood.

Madaxweyne Deni ay aa geerida Abwa an Jaam ac Kediye ku tilmaamay tii rweyn oo ka baxay umma da Puntland iyo guud aha an dadka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay inuu ka mid ahaa aasaasay aashii Puntland, islamarkaana uu wax badan suugaantiisa kaga qeyb qaatay nabadda, dowl adnimada iyo horumarka.

"Duqeynta Somaliland ku laynayso hal do orka, birimageydada iyo guud ahaan Shacabka gobolka Sool, waxay muujinay saa cadowtni mada maamulka Muuse Biixi u qabo dadka re er Sool, Mana ahan mid taasi la isaga hari doo no. Waxaana ka tacsiyeeynaya dhammaan dadkii ku geer iyooday duqeyntaasi,” ayuu yiri mada xweyne Deni.

Allaha u naxariistee Abwaan Jaamac Ke diye ayaa isagoo ku sugan magaalada Laasc aanood oo ku dhex jira gaarigiisa waxaa ha leelay mid kamid ah madaafiic ay ciidamada So maliland kusoo garaaceen magaalada Laasc aanood.

Abwaanka ayaa kamid ahaa shakhsi yaad ka aadka ugasoo horjeeday joogitaan ka Somal iland ee gobolka Sool. Tan iyo markii M/ Laas caanood ay ka bax een ciidamada Somaliland waxaa saldhig u ahaa magaalada Laasca anood.

Masaajid kuyaalla magaalada Dhuuso mar eeb oo la gubay iyo baaritaano socda

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso mareeb ee xarunta maamulka Galmu dug ayaa sheegaya in Habeen hore dab la qabad-siiyay masaajid kuyaalla magaaladaasi, wa xaana hadda socda baaritaano lagu ogaa nayo dadkii ka dambeeyay gubitaanka masaajidka.

Masaajidka la gubay ayaa kuyaallay xaafa da Horseed ee magaalada Dhuuso mareeb, waxaana masjidka la sheegay in ay gubeen ko oxo aan wali heebtooda la garan, waxaana fal kan aad u cambaar eeyay jameecada masjidka iyo culimadii ma amuleysay

Dabka ayaa baabiíayay gog oshii masa ajid ka goglaneyd ee lagu dukanayay, wax aa sidoo kale dabka uu gubay kutubo Qur áan oo masaajidka dhax taa lay, lamana oga ilaa hadda cidda falkaasi ka da mbeysay.

Jameecada masaajidka ayaa sheegay in ays an wali ogeyn sababta masaajidka loo gubay , waxa ayna sheegeen in horey ula kulmeyn han jabaadyo kala duwan, wa xaana masjidkan ga canta ku hayay culimo katirsan dariiqada Axma diyadda.

Ciidamada booliiska magaalada Dhuus omar eeb oo falkan lagu war-galiyay ayaa sheegay in ay wadaan baaritaano ku aadan sababta gubit aanka masjidka, waxa ayna xuseen haddii ay jiraan dad falkaasi geestay gacanta kusoo dhigi doonaan.

Ciidanka Xoogga dalka oo ka hor tagay gaa ri qaraxyo laga soo buuxiyey

Ciidamada xoogga dalka ayaa gubay gaari nuuca Layla Calaawi ah oo waxyaab aha qarxa laga soo buuxiyay kaasoo uu waday nin ka tirsan kooxda Alshabaab oo doonayey inuu isqarxiyo.

Wararka ayaa shee gaya in Howlgalka lagu gubay gaarigan uu ka dhacay degaan ka Xus een-Cagey oo hoostaga Magaalada Meseg awaa ee gobolka Galgaduud.

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in ha wlgalkan uu yimid ka dib markii ay hel een warbixin sirdoon, taasoo sababtay in lagu guul eysto ka hortago gaarigan qaraxyada laga soo buuxiyey ka hor inta uusan gaarin bartilmaam eedkii loo waday oo illaa hadda aan la ogeyn.

Arrintan ayaa ku soo aaday xilli ciidam ada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ay bilaabeen duulaanka lagu xoreynayo degaanada bariga gobolka Galgaduud.

RW Xamse oo War ka soo saaray geerid da Abwaan Jaamac Kadiye oo Laascaa nod lagu dilay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jam huuri yadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Bar re ayaa qoyska, ehellada iyo gu ud ahaan um madda Soomaaliyeed uga tac siyeeyay Allaha u Naxariistee Abwaan Ja amac Kadiye oo Dorr aadta lagu dil ay duqeyn ka dhacday magaalada Laascaanood

. Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu

sidoo kale ka tacsiyeeyay shacabka kale ee ku dhin tay ama ku dhaawacmay duqeynta Laas caanood.

Abwaanku wuxuu ahaa hal abuure iyo dhaq anyaqaan kaalin weyn oo mug leh ka soo qaa tay suugaanta Soomaaliyeed, isla maraakana magac iyo sharaf ku lahaa bul shada Soomaal iyeed dhexdeeda.

Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu Alle uga ba ryay Abwaanka iyo shacabka kaleba in uu ugu deeqo Janatul Fardowsa, sabar iyo iimaanna ka siiyo eheladii, saaxiibadii iyo dhammaan um mada Soomaaliyeed ee ay ka baxeen.

Gaadiidleyda isaga kala goosha Gaalkacyo & Garowe oo Qarka u saaran Shaqo joojin

Qaar ka mid ah dadka gaadiidleyda ah ee isaga kala goosha magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garowe ayaa sheegay in saameyn dhanka gancsigooda ah ay kala kulmeen xirnaashiyaha waddada xiriirisa magaalooyinkaas oo ay dho wr jeer xireen ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa Puntland isla markaana ka cabanayaymu shaar la’aan.

Milkiilayaasha iyo wadaya asha gawaa rida xamuulka ah ee wadadaas isticmaala ayaa sheegaya in xiridda wad dooyinka oo ah arrin soo noqnoqotay ay tahay caqbad marra badan wajaheen.

Qaar ka mid ah ganacsatada oo Warba ahinta la hadlay ayaa sheegay inay arrintaasi dhibaato aad u weyn ay ku tahay habsami u so codka ganacsigooda, waxa ana ay intaas kud areen inay qarka u saaran yihiin in si rasmi ah ay u istaagaan isku socodka ganacsi ee Labad aasi Mag aalo.

Sidoo kale Ganacsatada ayaa waxaa ay sheegeen in jid-gooyooyinka kusoo noq-noq day Waddooyinkaasi ay sabab u noqdeen in maciishaddii uu sara kac ku yimid.

Saraakiisha Ciidanka iyo Masuuliyiintab sar-sare ee Maamulka Puntland ayay farriin u dir een,taasi oo ku aaddan inay wax ka qabtaan dhibaatadaasi soo noq-noqotay.

Ciidanka xoogga dalka oo gubay gaa riga waxyaabaha qarxa lagasoo buuxiyay

- Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa gubay gaari nuuca Layla Calaawi ah oo waxy aabaha qarxa laga soo buuxiyay oo uu waday naftii hallige ka tirsan kooxda Alshabaab.

Howlgalka lagu gub ay gaarigan ayaa ka dha cay deegaanka Xuseen-Cageey oo hoostaga ma gaalada Masagawaa ee G/ Galgaduud.

Hawlgalka ayaa dhacay ka dib markii hay’ad aha amnigu ay heleen warbixin sirdoon, taasoo sababtay in lagu guuleysto in laga hortago gaa rigan ay qaraxyada ku xirnaayeen.

Tallaabadan ayaa kusoo beegantay, xilli Dor raad ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaan ka ay bilaabeen dhaqdhaqa aqyadii lagu xore ynayay degaanada bariga gobolka Galgaduud.

Ciidamo ka ambabaxay Degmada Galcad ayaa u ruqaansaday dhanka Galh areeri, iyag oona cagta saaray waddad a xiriirisa labadaasi magaalo.

Ciidanka Kumaandooska Gorgor iyo Danab ee Xoogga Dalka oo horkacaya hawlgal kan ay aa lagusoo waramayaa inay la wareegeen dee gaanka Baraagta Sheekh.

Ciidamada ayaa sidoo kale howglo balaar an ka sameeyey tuulooyinka Ceel gorof ,Ceel boore iyo Geedi koror oo u dhaxeeyay xadka gobollada hiiraan iyo galgaduud. Halkaas oo la ga saaray miinoo yinka Shabaabku ku aaseen.

Ciidamada Itoobiya oo lagu eedeeyay inay laayeen dad shacab ah

Shacabka iyo ururada mucaaradka ah ayaa ku eedeyay ciidamada dowladda Itoobiya ee gob olka ugu weyn dalkaas ee Oromia, dilka dad rayad ah xilli melee shiyaad deegaanka ah ay ciidamadu kula dagaallamayaan gobolka Amxaarada.

Sida laga soo xigt ay xubno ka tirsan qoys aska dhibanayaasha ee gobolka Oromada ee galbeedka Shoa oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in afar qof oo isku qoys ah ay ciidama da dowladdu dileen.

BBC-da ayaa isku dayday in ay arrintaan wax ka waydiiso maamulka gobolka hase-yee shee nooma suurta galin in aan jawaab ka helno.

Kooxda hubaysan ee Oromo Liberation Ar my (OLA) ayaa dhaqdhaqaaqooda ugu bad an ka wada deegaanka, balse sida uu sheegay Araarsa Yadesa, hal dhacdo ayaa lagu dilay afar qof oo qoyskiisa ah iyo sidoo kale laba ka mid ah shaqaalaha beeralayda ee tuuladiisa, wax dagaal ahna ma dhicin xilligaas.

Ciidamada Kenya oo xiray Xildhibaan ka tirs an Baarlamaanka Jubbaland

Xildhibaan ka tirsan baarla maanka dow lad goboleedka Jubaland ayaa habe enkii laba ad ku hoyday saldhiga degmada Mandh eera, ka dib markii Isniintii lagu xiray Koontaroolka Basaska.

Sida ku cad warqad dacwad ah uu helay wargeyska kasoo baxa Kenya, The Standard, xi ldhibaan Yuusuf Maxamed Gur xan ayaa la qabtay isagoo heysta kaarka aqo onsiga Kenya oo la sheegay inuu si been abuur ah ku qaatay.

Madaxa waaxda dambi baarista ee dalka Gitari Muchira ayaa sheegay in inkas too maa mulka Beled Xaawo ee Soom aaliya uu codsa day in la sii daayo xildhiba anka, balse maalinta berri ah maxkamad la soo taagi doono.

"Waxaan ka helnay warqad ka timid guddo omiyaha Beled Xaawo oo uu ku codsanayo in la sii daayo xildhibaanka oo uu sheegay inuu ka tirsan yahay baarlama anka Jubaland sab abo la xiriira xasaana diisa,” ayuu yiri madaxa dambi baarista Kenya.

Xildhibaan Gurxan oo sidoo kale lagu soo oogay dacwad ah in uu been abuur ku sheegay qaadashada kaarka aqoonsiga qaranka ayaa sidoo kale lagu eedeeyay in uu Kenya ka soo galay meel qaldan oo aan lagasoo galin.

Madaxda dowlad Goboleedka Jubb aland oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Axmed Mad oobe ayaan weli ka hadlin xariga Ciidamada Kenya ay u geysteen Xildhibaan Yuusuf Max amed Gurxan oo katirsan Baarlamaanka dow lad Goboleed ka Jubbaland.

Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Ke nya si gaar ah dhinaca Magaalada Mandheera ay aa waxaa ku sugan Ciidamo aad u farabadan oo katirsan kuwa Kenya, kuwaas oo halkaasi ka ilaaliya Ammaanka dalkaas maadaama mararka qaar ay weeraro ka geystaan Xubno katirsan Al-Shabaab.


MAXAA LAGU XUSUUSTAA ABWAAN JAAMAC KADIYE OO LAASCAANOOD KU GEERIYOODAY?


Abwaan Kadiye

Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye ayaa Dorraadta ku geeriy oo day magaal ada Laascaan ood, iyadoo la sheeg ay in uu ku geeriyooday ma daafiic lagu gaara cay magaalad aasi.

Gee rida abwaanka ayaa waxa noo xaqi iji yay ehelkiisa oo aan kula xiriirnay qadka taleef anka. Abwaanka ayaa waxa uu taariikh mug weyn ku dhex leeyahay Soomaalida, maadaa ma noloshiisa inta ugu badan uu ahaa curiye oo gabayada iyo geeraarrada uu tiri yay in bad an oo kamida ay gayiga Soom aaliyeed ka caa n bexeen.

Haddaba waa kuma abwaan Jaamac Kadiye?

Allaha u naxariistee Abw aan Jaamac Kadiye waxa uu ku dhashay duleedka M/Laa scaanood oo Dorraad uu ku geeriyooday, abwaanka waxa uu ku jir

ay da’aadda 70-meeyada, abwa anka ayaa ka g abyi jiray ida acdihii Soomaaliyeed ee radio Muqisho iyo radio Hargeysa 1972-dii xilligaasi oo dadku ay si aad ah u barteen.

Abwaan Kadiye ayaa waxa uu gudbin jiray su ugaan diini iyo dhaqanba leh oo isugu jirta Gab ay guurow maanyo geeraar iyo kuwa kalaba, waxa uuna ku hadli jiray luuq adaha Soomaal iga Carabiga iyo Ingi riiska. Abwaan Jaamac kadiye ayaa dagaalkii Soom aaliya Itoobiya ee 1977-dii waxa uu ka tiriyay gabayo badan oo uu Soomaalida ku wacyi gelinayo midnimo isagoo ku dhiirri gelinayay in ay isku duubnaa daan isla markaana muujiyaan wadaniyad doo da.

Allaha u naxariistee abwaan Jaamac Kadiye ay aa u baxay safarro badan oo xag ga dibadda ah kuw aasi oo uu kaga qayb galay bandhig dhaq ameedyo uu kusoo bandhigay suugaan ba dan oo ku saabsan dhaqanka Soomaaliy eed.

Abwaan Cismaan Cabdinuur Xaashi

XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK

Abwaan Cismaan Cabdinuur Xaashi oo ay saaxiib dhow ahaayeen Abwaan Jaamac Kadiye tan iyo 1971-dii isla markaana aan qadka taleefanka kula xi riirnay ayaa ka hadlay waxyaabaha lagu xuususan doono abwaanka.

Abwaan Xaashi ayaa yiri " Abwaan kad iye waxa uu ahaa saaxibkey in kabad an 50 sano waxaa lagu xusuustaa wadani-nimo iyo dal jacayl, waxa uu necbaa in uu dalka ka tago, waxa uu dadka ku dhiirri gelin jiray midnimada iyo dal jacaylka”.

Abwaan xaashi ayaa sidoo kale yiri " abwa anka waxaa lagu xusuusan doonaa suugaan ay dhagey sato Soomaalida oo idil meel kasta oo ay joogaan, yar iyo weynba, waxa uu dadka ku wacyi gelin jiray ku dhagganaashaha diinta iyadoo uu caan ku ahaa gabayada wacdiga ah”.

Abwaan Cismaan Xaashi oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri "maalmihii ugu dambee yay ab waan Jaam ac kadiye waxa uu ka shaqeynayay midnimada iyo isku duubnida ummadda Sooma aliyeed, waxa uu aad u necbaa qabyalladda waligiisna waxa uu ku hanweynaa Soomaali mideysan”. Ayuu sii raaciyay

Abwaan Kadiye

XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK

Abwaan Jaamac Kadiye ayaa lagu xusuu staa mid kamida gabaydiisii aadka u caan baxay ee uu kaga hadlayo in qofkasta oo dunida awood ku leh mar uun uu ka tegi doono, waxa uuna gabaygaasi ku muu jiyay wacyi gelin ku aadan sahayda aakhiro.

Waxaa gayabgaasi kamid ahaa.

·Allaa weyn Rabbi baa waaxidaad wada taqaaniine

·Isagaa waduud ah aan tashiga la la wadaagayne Isagaa wuxuu doonaya ba cidi la waastayne

·Wax ba kama qarsoonoo qalbigu waxan hadduu yeesho

·Wixii wali ba waa u waadaxiyo waasac maalin ahe

·Alwakiilu magaciisu waa waaris aan dhimane.

·Haddaad se xoolo waafiya dhaqdiyo aqallo waaweyn ba

·Ama aad warshado leedihiyo waadiyiyo beero

·Ama wiilal badan leedahayoo wax isku moodayso

·Ama reer waliid sheegatiyo wadar xigaalkaaya

·Wax ba adoon ka sidan maalkiyoo waayey noloshaadi

·Oo maro ku waydaaran baa lagu walaandaynee

·Wartii iyo xabaashaadii baa weec laguu dhigiye!

·Walaal iyo adeer iyo hadduu wehel ku sii raacay

·Warasadaad jeclayd dhoobaday kugu wafiifaane

·Wadiiqadii lagaa keenay bay dib uga weecdaane

·Adigoo welwelayaad indhaha walac ka siisaaye

·Wadnahaa cabsiyi kaa gashaa aad wajacantaaye

·Warran bay ku odhan malagyadii labada waaxoode!

Allaha u naxariistee geerida Jaamac Kadiye ayaa laga hadal hayaa guud ahaan gayiga Soomaalida, iyadoo ay ka tacsiiye yeen mas’uuliyiin dhow ah.

Weli lama xaqiijiin halka lagu aasi doo no

abwaanka iyo goorta uu dhacayo

Aaskiisa

.Xigasho:-BBC


WAA KUMA CUNTO-KARIYIHII SOOM AALIGA AHAA EE GEERIDIISA AY GILGILASHAY XAAFADDII UU KAGA NOOLAA MAREYKANKA?


KISMAYOXIGASHADA SAWIRKA,AHMED OMAR

Qoraalka sawirka, Axmed Cu mar Axmed Cumar, oo ah aa mulkiilihii goob ta cunno ee magaalada Burlington ee dalka Mareykanka, ayaa la soo sheegay in uu geeriyoo day sida uu warbaahinta u xa qJijiyey Yuusuf Cali oo ah, madaxweynaha mi dawga Muslimiinta ee gobolka Vermont.

Axmed Cumar, ayaa ahaaa kuug iyo mud ane aad looga jecel yahay magaalada as, si gaar ah xaafaddii u degganaa, xilli goobtiisana lagu xasuusto cunto habboon iyo soo dhaweyn sarraysa.

Geeridiisa oo gilgishay xaafaddii uu deg gan aa, ayaa ahayd mid kedis ah, lamana shaacin waxa sababay.

Axmed ayaa Mareykanka tegay sanad kii 2004 isagoo 17 jir ahaa, wuxuuna ka qal in jebiyay Dugsiga Sare ee Burlington.

Axmed, ayaa sida oo kale caan ku ahaa bar tiisa Youtube-ka oo uu dadka ku bari hababka cunto karinta si gaar ah cuntada Soomaalida, isaga badanaa ku hadlaya Af-soomaali.

Wuxuu maqaaxidiisa ugu magac daray Ma gaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo uu isagu kasoo jeedo.

Waxaa uu jirey da’aadda Soddomeey ada, wuxuu ahaa aabbe dhalay laba gab dhood oo yaryar. Waxa uu furay maqaax ida oo uu ku til maamay mid dhaqamo kala duwan u taagan sanadkii 2019.

KISMAYO

XIGASHADA SAWIRKA,KISMAYO KITCHEN

Saameynta Axmed uu ku lahaa xaafad dii sa way ka qoto dheer eyd cunnada maqa axi da. Wuxuu saaxiibti nnimo sa adag la la haa xubnaha bulshada xaafadda iyo xi taa mee laha ka baxsan Vermont, taasoo muujineysa shakhsiyaddiisa soo jiidashada leh.

Maqaaxidiisa oo ah tan keliya ee Sooma ali leedahay ee xaafadda ka furan, ayuu sheegay in furitaankeeda ay u ahayd riyo u rumowday.

Wuxuu hiigsanayay Axmed inuu sii ball aar iyo maqaayadda, uuna cunnada Soom aalida sii gaarsiiyo meelo badan.

Bartiisa Youtube-ka ayuu dadka ku dhir rig elin jiray inay cunaan cunno caafim aad leh.

Inta uusan maqaaxida furan, wuxuu barta online-ka dadka ku bari jiray sida jir ka loo dhi so iyo cunnooyinka u fiican.

Sheekada ka danbaysa goobtiisa cunto ee Kismayo Kitchen

XIGASHADA SAWIRKA,KISMAYO KITCHEN

Jikadii Kismaayo ama Kismayo Kitchen oo uu Axmed ugu magacd aray magaaladii uu ku dhashay ee Kismaayo ayaa caan ku noqotay cunnada Soomaalida, sida hilibka, bariiska iyo maraqa qumbaha o hilib dig aag lagu sameeyey, iyo waliba cun noo yinka Ameerikaaka ah, sida hilibka jiiska leh ee Philly.

Ku dhawaad labaatan sano ka hor ay aa ay ahayd markii uu dalka Maraykanka yimi, sida uu u sheegay warbaahinta mag aaladaas mid ka mid oo waraysi kal hore ka qaadday, hooy adiis ayaa cunta kariye ahaan jirtey.

Markii uu yimi Maraykankana waxa uu rab ay in uu halkaas ka sii wado oo raco raaadkii hooyadii.

Waxaana uu casharro cunta karinta ka qaa tay City Markey, halka uu sida oo kal ena bartay nafaqada iyo qaybaheeda.

Waxa uu hore sheegay in Nooca mehe rad cunteed ee uu halkan ka sameeyey ay tahay mid qofka yimaaddaa odhan ‘Oh! Way ka duw an tahay meelihii aan ka soo cunteeyey oo dhan’ waxaana uu sheegay in hankaa uu gaa dhay oo dad badan jeclay steen kolkii mees hiisa ay yimaaddeen.

Dadka reer Vermont ayaa ka xasuusan doo na dhoollacadayntiisii iyo adeeggiisii hu fnaa, isaga oo weyna uga dhex muuqan jir ey isu ima atinnada bulshada gaar ahaan muslimiinta, oo afurin mararka qaar sida dhacday ramadaantii tagtay oo kale.

Axmed Cumar ayaa waraysi uu siiyey bog ga lagu magacaabo Seven Days in ujeedda diisu tahay markii hore in uu caa wiyo dadka kale ee Soomaalida ah si ay u karsadaan cunto caafimaad leh.

Soomaalida ayuu ku tilmaamay: "waxaa dha qan u ah in ay badanka cunaan cuntoo yinka karbohaydrayt ah”. Soomaalida had da ku nool Mareykanka ayaa uu sheegay in uu sida oo ka le uu rabo in uu uga digo cuntooyinka shirkad uhu sameeyaan, ujee dka ugu weyn ee aan lee yahay waa inaan dadkayga baro cunto fiican oo si fudud loo sameeyey : "Cuntooyinka aan fii cnayn ee ay sameeyaan shirkaduhu.”

XIGASHO:-BBC

Kuuriyada Waqooyi oo war la yaab leh ka soo saartay askarigii Mareykanka ee isu soo dhiibay dalkaasi

Dowladda Kuuriyada Waqooyi ayaa sheeg tay in askarigii Mareykanka ahaa ee bi shii hore gacanta ku dhigtay uu doonayay inuu ma gangelyo raadsado.

War Arbacadan ay baahisay Warbaah inta afka dowladda ku hadasho ayaa lagu sheegay in Travis King uu u careysan ya hay Ciidamada Mareykanka ee ka hawl gala Koonfurta Kuuriya.

Warbaahintu waxay sheegtay in 23 jirk an uu doonayo inuu dib u dejin ka helo dal kaasi amaba dal kaloo saddexaad.

Sida ay Warbaahintu sheegtay Travis King ayaa ka cabanaya in si bani’aadan tinimada ka baxsan loola dhaqmay, isla-markaana lagu takooray Ciidamada Mare ykanka dhexdiisa.

Travis King ayaa la sheegaya inaanu doo nayn in uu dib ugu laabto dalka Mare ykanka.

Askarigan ayaa 18-kii bishii July ka tall aab ay xadka labada Kuuriya, xilli kormeer rayid ah lagu marayay aagga militariga ka caagan ee u dhaxeeya labadaasi dal. Saraakiisha Mareykan ka ayaa mar sii horr eysay sheegay in ninkan uu si bareer ah uga gudbay aagga Qaramada Midoo bey maamu sho ee loo garan ogyahay goo bta militariga ka caagan.

Saraakiisha Mareykanka ayaa askari gan ku eedeynaya in xitaa uu diidan yahay in uu yahay maxbuus dagaal.

Pyongyang ayaan wax la yaab leh u ar ag in ninkan uu si ku talagal ah uga soo gudbo Zone-ka sida weyn loo ilaaliyo, mar ka aad eegto in ciil iyo carro badan uu u qabo Militariga Mar eykanka.

Inkastoo Warbaahinta Waqooyiga Kuur iya ay sheegtay in Travis King uu si sharci darro ah dalka ku soo galay, haddana wax ay qiil uga dhigeysaa in uu magangelyo-doon yahay, isla-markaana uu rabitaank iisu yahay in dalkaasi uu sii joogo amaba haddii la heli karo dal kale oo saddexaad.

Askarigan oo ka tirsan Ciidamada Marey kan ka ee saldhigga ku leh Kuuriyada Koonfureed ayaa la sheegay in xabsi mud do laba bilood ah uu ku qaatay dalkaasi, ka hor inta aan xabsiga laga sii deyn 10-kii July, kaas oo toddobaad ka dib sii deysma diisii go’aansaday inuu maciin-bido dalka ay sida weyn Mareykanka isu haya an ee Kuuriyada Waqooyi.

Travis King oo loo haysto eedeymo la xir iira weerar ayaa lagu waday in uu dib ugu laabto dalka Mareykanka, si uu halkaasi ugu wajaho dacwad edbin ah, balse uu si la yaab leh ugu kacay falkan uu isugu dhiibay Pyongyang.

King ayaa tan iyo bishii January ee sanadkii 2021 ka tirsanaa Ciidamada Mar eykanka, waxaana lagu tilmaamaa askari ku wanaagsan dhanka sahanka.

Baareyaasha Kuuriyada Waqooyi ma mu ujin in ninkani uu wax khatar ahi ku yah ay dal kaasi.

Warkan ayaa noqonaya kiisii ugu horre yay ee warbaahineed ee Pyongyang ka soo saarto xaaladda askarigaasi, oo hadal hayn badan ka abuuray gudaha Mareyk anka iyo weliba Gaca nka Kuuriya.

GABDHAHA XULKA INGIRIISKA OO MARKII UGU HOREYSAY GAARAY FINALKA KOOBKA ADUUNKA.

GabdhahsIngiriiska, ayaa markii ugu hor eysay gaartay finalka koobka aduunka haw eenka, iya goo ka adkaaday kooxdii ka socotay dalka Austr alia, ee qeybta ka ah marti galinta Koobka Kubad da Cagta Adduukna ee hawe enka, taasoo ahayd mid taariikhi ah kana dhacday magaalada Sydney.

Tani ayaa sawaxankii ka imanaya jamaahiirta u badnayd garoonka Aus tralia hoos u dhigtay, taasoo ay kooxda Ingi riiska ay ku badisay guusho odii 3-1.

Kooxdani, ayaa noqotay kooxdii ugu hor eysay ee Ingriis ah, tan iyo sanadkii 1966-dii, ee gaarta ciyaarta kama danbeysta ee masr axa koobka adduunka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip