HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 16-KA AGOOSTO 2023-KA

0
Wednesday August 16, 2023 - 08:49:39 in Wararka by
  • Visits: 756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 16-KA AGOOSTO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

MD Xasan Shekh” Mardhow waxaa la arki doonaa Shaqsiyaad waaweyn oo musuq maasuq Maxkamad loo soo taagay”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ay aa sheegay in la dagaalanka musuq maasuqa ee dowladdiisa uusan ku ekayn shaqaalaha hoose ee hay’adaha dowladda.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in la arkidoono dhawaan, shakh siyaad waa wayn oo maxkamadda hortaa gan, taasoo uu sheegay inay qeyb ka tahay bal lanqaadka dowladdiiisa.

"Howshu waa socotaa maalin walb ana waxaa loosiii tagayaa lacago dheeri ah iyo meelo ay ku maqan yihiin. Maxkam adda guruubaa hadda taagan, laakiin halkaas kuma dhamaato.

Waxaad arki doontaa dad waawayn oo max kamada taagan,” ayuu yiri madaxwe ynaha Soom aaliya.

Wuxuu sheegay in uusan wax ixtiraam ah lahayn qofka xadaya ummadda xoolah ooda. Wux uu sheegay inay jiraan dad ba dan oo hantida do wladda oo ay xadeen da aro waawayn uga dhis tay waddamada Turkiga iyo Kenya.

Wuxuu madaxweynuhu ka digay in hab qabiil lagu difaaco dadka lagusoo eed eeyay musuqa ee haatan maxkamada ynto odu socoto loona hay sto tuhun musuq maasuq.

Ra”iisul wasaaraha XFS oo Xafiiskiisa ku qaa bilay Danjiraha UAE u Fadhiya Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuuumadda JFS, Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraadka Car abta u fadhiya Soo maal iya, Mudane Ahmed Juma Al-Rumaithi.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Danji raha ayaa isla soo qaaday arr imo muhiim u ah horu marinta xi riirka iyo iskaashiga labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

R/Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyay Do wladda Isutagga Imaara adka Carabta, taageera da ay siiyaan dalke enna ee ay ugu horreeyaan dhinacyada amniga iyo bini’aadanimada.

Dhankiisa, Danjire Al-Rumaithi ayaa ku bog aadiyey Dowladda Soomaaliya inay ka go’an ta hay ciribtirka kooxaha Khawa arijta ah, iyo dada alka ay ugu jirto kor u qaadidda dhaqaalaha, huf naanta iyo la dagaallanka musuq-maasuqa, isaga oo xusay in dhankooda ay ka go’an tahay taa gee ro dhinacyo kala duwan sida amniga, arrimaha bini’aadanimada iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha.

Xasan Sheekh oo shaaciyey halka uu degi do ono markii uu ka guuro GALMUDUG

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay khudbad ka jeediyey mu naasabad lagu xusayey sa nad guurada 17-aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasay Galmu dug, taas oo lagu qabtay magaalada Dhuusamar eeb.

Madaxweynaha ayaa ka had lay arrimo dhowr ah oo ku saabs an xaaladda dalka iyo rajada laga qabo dib u soo kabashada dalka an, si gaar ah dagaalka Al-Shabaab, dib u heshii siinta iyo dhismaha dalka iyo dowladnimada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa mad axda Galmudug ku amaanay sida ay mu ddo kooban u gu guuleysteen dib u dhiska maamulka, deegaan ada iyo dib u hesh iisiinta oo reer Galmudug ay ka gaareen heer wanaagsan. Sidoo kale madaxwey ne Xasan Sh. ayaa ku dheeraaday dagaalka Al-Shabaab oo dartiis uu Dhuusamareeb u joogo, isa goo rajo weyn ka muujiyey in mar aan fug eyn ay dowladiisu ka guuleysa doonto koo xda.

"Shabaab ha iska siin dhaqaalahaaga adiga ayey kugu halaagayaan, dadka adi ga ayaa ugu cuqubo badan, adiga ayey kuu hor-dilayaan, qar axa ka wareeg kuma dhahayaan, meeqa Shaba ab lacag sii jirtay ayey qarax ku dileen? Dorraad gabagabo ayey joogaan ee maanku ha idiin soo laabto,” ayuu yiri Maxaxweyne Xasan Sheekh.

Xasan Sheekh wuxuu sheegay in Galmudug uu ku xiji doono Koonfur Gal beed, kadibna uu u ga sii gudbi doono Jubbaland, intaasna uu daba soca doono Khawaarijta Al-Shabaab.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka hadlay la dagaalanka Musuq-maa suqa, isa goo mar kale masuuliyiinta dowl dda uga digay in ay ku kacaan xatooyo xoolo dadweyne.

"Nin wax xaday waa tuug ee tuug ha noqon, cafis malihid haddii tuugnimo lagu ugu helo, qaan ta dowladu ma harto, maalintii wax idaba-marinta waa dhama atay,” ayuu yiri Maxaxweyne Xasan Sheekh.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa masuuliyiinta dowladda uga digay inay masuuliyadooda daya caan, "Haddii aad dayacdo shaqada meeshii aad ka heysay ee musuq ka dhaco ogaaw xitaa haddii laguugu waayo xatooyo waxaad ciqaab ku mut eysa doontaa dayacaada aad sameys ay,” ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawa aqay xaalad deg deg ah oo uu galiyay Galmudug

Iyadoo deegaanada maamulka Galmud ug uu ka socdo abaabulkii ugu dambeeyay ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee looga saarayo deegaanada ay kaga sugan yihiin maam ulkaas ayaa ma daxweynaha dowlad goboleedka Galmu dug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor wa xa uu Ha been hore shaaciyay in Galmudug lagu soo rogay xaalad deg deg ah.

Madaxweyne Qoorqoor oo Habeen hore ka ha dlay munaasabad lagu xusayay sanad guuradii 17-aad ee kasoo wareegtay markii la aas aasay maamulka Galmudug ayaa sheegay in dhamaan la hakiyay howlahii caadiga ahaa ee maamulka G almudug, isagoona xusay in wasiirrada iyo masuu liyiinta kale ee maamulka loo fa saxay iney ka qeyb qaataan daga alka Al-shabaab loo ga saarayo Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug ay aa sidoo kale ugu baaqay shac abka ku nool deega nada ay wali haystaan koox da Al-shabaab iney cabsida iska yareeyaan, islam arkaana ay dhaw dahay waqtigii laga xureyn lahaa kooxda Al-shabaab.

"Waxaan ugu baaqayaa dadka ay Khawaarijtu heysato inay cabsida iska dhaafaan, nasrigu waa dhowyahay, ciidan kii Qaranka ayaa idinku soo wajahan oo diyaar u ah in cadawga idinka xureey aan ee ka fogaada cadowga idin dhibaatee yey" ayuu yiri madaxweyne Qoorqoor.

Hadalka madaxweyne Qoorqoor ayaa ku soo beegmaya, iyadoo magaalada Dhuusamareeb 7 baadkii 2aad uu ku su gan yahay madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay inuu halkaas u tagay dardar galinta daga alka ka dhan ka ah Shabaab ee lagu soo afjarayo wajigiisa 1aad.

Ra’iisal wasaare Xamse oo qaabilay danjiraha Midowga Yurub Ra’iisul wasaaraha xukuumadda JFS Md. Xa msa Cabdi Barre ayaa Dorraad ku qaa bilay xaf iiskiisa danjiraha M/Yurub ee Soomaaliya Tiina In telmann oo soo gabagabeysay shaqadii diblumaa siyadeed ee ay u joogtay Soomaaliya.

R/wasaaraha ayaa ku ammaanay doorka wada-shaqeyneed ee ay ka qaada tay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Mido wga Yurub muddadii ay joogtay, gaar ahaan mee lmar inta heshiiskii geeddi-socodka wada-shaqe ynta labada dhinac.

R/wasaare Xamse ayaa hoosta ka xariiqay si da ay uga go’an tahay Xukuuma dda Dan-qaran sii xoojinta xiriirka iyo iskaashiga diblumaasiyad eed ee aan la leenahay M/Yurub, isaga oo dhan ka kale guul iyo nasiib wacan u rajeey ey danj iraha.

Dhankeeda danjire Tiina Intelmann ayaa ka m ahad celisay sidii diiraneyd ee loola shaqeeyey muddadii ay gudanaysey waajibaadka dibluma asiyadeed ee loo soo igmaday.

Jacfar oo si yaab leh u eedeeyey odaya asha iyo siyaasiyiinta Murusade

Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar ayaa Dor raad aad u weeraray odayaasha iyo siyaasiyiinta qaar ee beesha Murusade oo ku sugan M/Dhuus amareeb, si ay uga abaabulaan dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.

Jacfar oo qaar ka mid ah xildhibaanada beeshaas ay garab taagnaayeen ayaa od ayaasha iyo siyaasiyiinta be esha ee ku sugan Dhuusam areeb ku tilmaamay rag aan dagaal u socon oo ka liya magaalad aas u jooga inay Madaxweyne Xas an Sheekh is tusaan.

"Maalmahaan waxaan aragnaa odayaal iyo ma suuliyiin ku sugan meel aysan waxaba ka abaabu leyn oo ciidan uusan u joogin oo Dhuusamareeb la dhaho, nabadoono ayaa ku jira, halkaas ayey hadal ka wadaan, laakiin nabadoon ciidankiisa horkacaya waan soo aragnay oo waxaa ku jiray Cilmi Hagar oo ahaa Nabadoonkii Xawaadle, wa ana ku shahiiday,” ayuu yiri Jacfar. Wuxuu intaas ku sii daray, "Odayaashii beeshaan waxay Dhuu samareeb ka leeyihiin waa dhimeynaa ciidankaan horka ceynaa, war guri islaameed dhimasho ma taallee, hatagaan meesha dhimashadu taallo, wa siirradii iyo odayaashii inta Dhuus amareeb fariis teen ayey igu sawir ka wadaan.”

Xildhibaan Jacfar ayaa masuuliyiintaas ku tilm aamay inay is tusayaan Madaxw eynaha, "Sida aan ognahay Xasan Sheekh run iyo been mid wax looga qaadayo ma jirto ee shaqadaas in wax laga qabto ayuu rabaa, isaga dagaalka ayaa ka go’an,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Jacfar.

Goobta uu hadalkaan ka jeediyey Jac far wax aa laga sagootiyey ciidan ay soo uruuriyeen qaar ka mid ah xildhibaanada beesha Murusade oo Jacfar uu ku jiro, wuxuuna kula dardaarmay inay deg deg Shabaab uga xoreeyaan dhulka beesha.

Wararkii ugu dambeeyey ee guluf dhowr weji leh oo ka billowday Gobollada Dhexe "Waayaha an igu sawirtu waa badatay ciidan badan ayaa idi nka horeeya, ragga qaar hal sano ayey furinta ku jiraan, rag badana waa naga dhinteen, hadana qa arkiin waa dhima doonaa,” ayuu yiri Xildhibaan Jacfar. Sidoo kale Xil/Jacfar wuxuu sheegay in oday aasha B/Murusade ee Dh/mareeb tegay uu dadkoodii qaar Al-Shabaab heysto, qaarna Xam ar joo gto, "Muqdisho inta yimaadaan ciidankooda haka abaabulaan, hana hor kacaan haday dagaal

diy aar u yihiin.”


Somalia oo ka qeyb gashay shirka dalalka ku bahoobay COMESA

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Siciid Max amed oo ay wehliyaan Qabiirka Sharciyad da, Lataliyaha Horumarinta iyo Lataliyaha Jinsiyadda ayaa Dalka Zambia uga qeeyb galay shir ay isugu yimaadeen Agaasimay aasha Guud ee Socdaalka wadamada ku bohoobay COMESA.

Shirka waxaa looga hadlayaa dhaqdha qaaqa xorta ah iyo tirakoobka Socdaalka dadka ee Wa damada ku bohoobay COME SA. Agaasimaha Guud ee Hay’ adda Socda alka iyo Jinsiyad da Mudane Axmed Siciid Max amed iyo Agaasimaha guud ee Socd aalka Zambia Dr. Japhet M. Lishomwa, ay aa yeeshay kulan doceed looga hadlay Iskaa shiga iyo wadaaga xogta socdaalka ee laba Hay’a ddood, Sidii wax looga qaban lahaa Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Wadanka Zambia iyo In labada Hay’adood sameeystaan Guddi ka sheq eeya isku xirka iyo wadashaqeynta labada Hay’ adood.

Ugu dambeyn, Shirka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay Agaasimaha Gu ud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Md. Yuusuf Cali Maxamed iyo Safiirka Soom aaliya ee Zambia Danjire Xaawa Xasan Maxamed

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo u fari isatay dacwad ka dhan ah Ask ari horay u dil ay muwaaddin Kenyaan ah

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Dorraad u fariisatay dacwad ka dhan ah, Xasan Cabdiraxmaan Indha-yare oo ka tirsanaa Ciid anka Xoogga dalka Sooma aliya, kaas oo horay u dilay, Fredrick Odhi ambo Owino oo kasoo jeeda dalka Kenya.

Dilka muwaaddinka Kenyaanka ah ayaa 20-kii July ee sanadkan 2023-ka ka dha cay agagaarka garoonka Diyaaradaha ee Muq disho, xilli uu ninka ajanabiga ah ku guda jiray howlo dhismo guri dabaq ah.

Xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda Ciida mada qalabka sida, Axmed Cabdalla ayaa shee gay in Xasan C/raxmaan aan loo haysan oo kel iya dambiga lagu soo eede eyay oo keliya, balse ay jiraan lunsasho hub iyo baxsasho.

Guddoomiyaha maxkamadda darajada kooba ad ee Ciidanka qalabka sida G/le sare, Xasan Ca li Nuur (Shuute) ayaa soo xiray dhagaysiga gar maqalka ka dhanka ah, Xasan Cabdiraxmaan In dha-yare oo ku eedeysan dilka muwaaddin Keny an ahaa oo lagu magacaabi jiray, Fredrick Odhia mbo Owino

Madaxweyne Deni oo magacaabay Gud diga Doorashooyinka Puntland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntl and, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa Dor raad magacaabay Guddiga Doorashooyinka Pun tland.

Madaxweynaha Puntland ayaa wareeg to ka soo baxday xafiiskiisa ku soo magacaabay Xu bnaha Guddi ga Doora sho oyinka.

Wareegtada ayaa lagu she egay in Mad axweynuhu uu maga caabista xubnahan wadatashi ka geliyay Ma daxweyne Kuxig eenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash). Wareegtada ayaa lagu yiri "Waxaa xub naha hoos ku xusan loo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Puntland ee (PEC).

1.1. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keytoon)

1.2. Maxamed Abshir Garaad

1.3. Maxamuud Soofe Xasan

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxw eynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.”

Ma cadda nooca doorasho ee Puntland ka dha ceysa, balse Madaxweyne Deni ay aa horaantii bi shan sheegay in Puntland ay aadeyso sida uu yiri doorasho qof iyo cod ah oo nidaamka axsaabta badan, tani oo si weyn ay mucaaradka uga hor yimaadeen.

Madaxweyne Deni ayaa xilligaasi dane eyey aasha siyaasadda Puntland ugu baaq ay in 8-da bisha January ee sanadka soo socda u soo diyaa rgaroobaan doorasho dimoqraadi ah.

Guddoomiyaha Haya’adda Maaraynta Masiibo oyinka oo Xafiiska ku qaabilay Madaxa Haya ’adda Bisha Cas ee Turkiye

Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiiboo yinka Maxmaud Macallin ayaa Dorraad xarunta dhexe ee hay’adda SODMA kula kulmay Madaxa Hay’adda Bisha Cas – Turkey ee Dalka Sooma aliya u qaabilsan Mudane Niyazi kalaycı.

Hay’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga ayaa ka mid ah hay’a daha caawimadda kala duwan ka fidiyo dalka Soomaaliya taas oo uu ku amaa nay Gudoomiye Maxa mud kagana mahadceliyay daddaalka ay kaga wakiilka yihiin shacabka iyo dowladda Turkiga oo mar waliba garab taagan shacabka Soomaliyeed.

Madaxa Bisha Cas ee Turkiga ayaa isagana Gudoomiyaha kaga warbixiyay hawlaha kala du wan ay ka hayaan dalka, isagoo si gaara u ama ana wada shaqaynta heerkeedu sareeyo ee kala dhexeyso Ma daxda iyo Maamulka Hay’adda SODMA.

Wasaaradda gaashaandhigga oo soo saartay digniintii 2aad ee ku wajahan shacabka ku sugan degaanada Shabaabka

Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya ayaa Dorraad oo tala ado ah soo saar tay digniintii laba ad oo ku wajahan shacabka ku sugan degaanada ay Shabaa bku haystaan.

Afhayeenka wasaaradda gaas haandh igga, Sarreeye Guuto, Cab dullaahi Cali Caanood, ayaa ku wargaliyay dadka deggen degaanada laga xukumo degm ada Gal-Hareeri iyo Ceelbuur inay isaga baxaan sida ugu dhaqsiyaha badan.

Afhayeenka gaashaandhigga wuxuu sheegay inay Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibaddeeda caaamka ay bilaabayaan dagaallo toos ah iyo du qaymo aan kala joogsi lahayn oo lagu bartilmaam ees anayo goobaha Alshabaab.

"Waxaan jeclahay inaan idiin sheego in laga fogaado dhulka u dhaxeeya, Xiindheere illaa Ga rab la’. Waa meelaha ay dhibaatadu idinka soo ga ari karto. Waxaan idinka codsanaynaa, Ceel Qoo xle, Wabxo, Ceel Xarardheere, Dabagalo, iyo Jac ar, degaanadaas oo dhan aan idiin sheegnay in laga fogaado,” ayuu yiri afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga. Sarreeye Guuto Caanood, wuxuu sheegay DFS inay doonayso in dadka iyo xoolaha degaan adaas ku nool ay helaan nabad galyo oo aysan wax kasoo gaarin howlgalka ballaa ran ee ka dhacaya jiidahaas.

Wuxuu sheegay in meelaha qaarkood oo lagu sameeyay sahan lagu arkay inay ku sugan yihiin dad iyo xoolo. Wuxuu sheegay dowladdu in aysan qaadan doonin masuuliyadda ka dhalata haddii aysan dadku raacin digniinteeda ku aadan inay isaga baxaan dhulka bartilmaam eedka ah.

Maxay ka wada hadleen Ergayga Madaxweyn aha & danjire Mr. Shane Dixon?

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DF Soomaa liya iyo Somaliland Md.Cabdikariim Xuseen Guu leed ayaa Dorraad kulan miro dhal ah la qaatayMr. Shane L.Dixon oo ah ku-simaha safiirka dow ladda Mareykanka ee Soomaaliya.

Labada mas’uul ayaa kulanka waxa ay kaga wada hadleen guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaanna xaaladda So maliland iyo Wadaha dallada DFS qorshe yneyso iney la gasho Som aliland.

Ku-simaha Safiirka ayaa u cadeeyay ergayga sida ay D/Mareykanka markasta uga go’antahay wadajirka iyo xasiloonida Soomaaliya iyo in ay garabtaa gan yihiin in ay wadahadaladu guuley staan.

Mr. Shane L.Dixon ku-simaha safiirka D/ Mar eykanka ee Soomaaliya ayaa intaas ku daray in dariiqa saxda ah ee lagu xalin karo ariinta Somal iland ay tahay wadah adal.

"Waxayna dhankooda noo cadeeyeen sida ay Mareykanka markasta oga go’an tahay wadajirka iyo xasiloonida Soomaa liya iyo in ay garabtaagan yihiin in ay wad ahadaladu guuleystaan” ayuu yiri Guuleed.

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Wadahadallada DFS & Som aliland Md.Guuleed ayaa she egay in kulankan uu qeyb ka ahaa la tashi yada ku saabsan wad ahadal lala galo Somaliland

Maxkamadda Hargeysa oo Xabsi ku xukuntay Weriye Bushaaro Baandaay

Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ee M/Har geysa, mamaulka Somaliland ayaa Xabsi hal sa no ah ku xukuntay weriye Bushaaro Cali Baandey oo in muddo ah ay ku xirneyd.

Xukunka xabsiga ah ee lagu riday Bush aaro ay aa ah xarig la iibsan karo, si da ay Hooyada dhashay u sheegtay Warbaahin ta, iyadoo muuji say sida ay ugu faraxsan tahay go’aanka maxka maddu.

Dorraad ayaa xabsiga laga sii daayey weriye Bushaaro Baanday, kadib markii xabsiga ay iibs atay; iyadoo xoriyadeeda dib u heshay, waxayna sheegtay inay ku xanuunsatay Xabsiga.

Weriye Bushaaro ayaa bishii May 2023 la xi ray ayaa dhowr jeer dib loo dhigay kiiskeeda, wax aana arrintan walaac ka muujinayay weriyaasha & dadka u dooda xuquuda aadanaha. Hay’ad da u doodda xuquuqda weriyayaasha ee the Com mi ttee to Protect Journalist (CPJ) iyo ururro kale ay aa ayaa ku baaqday in degdeg loo sii daayo

weriye Bushaaro Cali.

Haweeneydan Weriyaha ah ayaa waxa ka mu uqday dhaawacyo la sheegay in la gaarsiiyay, waxaana kiiskeeda uu ka dha shay kadib warbixin ay ka sameysay mada xweynaha Somaliland Muuse Biixi.



MAXAY SOO OGAADEEN XILDHIBAAN NADII BOOQDAY XABSIGA DHEXE EE XAMAR


Baarlamaanka Soomaliya

Article information Author,Abdijaliil Osman

Role,Wariye Twitter,@Abdijaliil

Baarlamaanka Soomaliya ayaa Dorraad dood adag ka yeeshay xaa ladda ay ku sugan yihiin maxaabiista ku xidhan xabs iga dhexe ee Muqdisho, laba toddobaad ka ddib mar kii taliyaha ciidammada Asluubta Soomaaliya, Jene ral Mahad Cabdirax maan Aadan uu qaylo-dhaan ka soo saa ray maxaabiis gar sugayaal ah oo ku xidh an xabsiga dhexe ee Muqdisho muddo ka badan 10 sannadood.

Dhamaadka bishii Juulyo ayay ahayd markii tal iyaha Asluubta Soomaaliya oo ka hadlayay furit aanka shirweynaha qaran ee wada-shaqaynta Xeer Ilaalinta iyo Booliska oo Muqdisho ka dhacay uu ka sheegay in dhibaatooyin badan ay ka taagan yihiin qaar kamid ah xabsiyada dalka gaar ahaan xabsiga dhexe ee Muqdisho.

Hadalka taliyaha ayaa yimid maalmo ka dib mar kii isla xabsigaasi ay booqdeen Guddiga Xuquuqal-Insaanka, Haweenka & Arrimaha Bani’aadanimada ee Soomaaliya si ay usoo eegaan xaalada xuquuqul insa anka ee ka jirta xabsiga.

Taliye Mahad ayaa carrabka ku dhiftay in maxaa biista ku xidhan xabsiga dhexe ay mudan yihiin in ay helaan caddaalada ugu horeysa ee ay fuliyaan ha’adaha garsoorka dalka, isaga oo ku baaqay in hay’adaha garsoorka dalku ay dhex yimaadaan xabsiga dhexe ee Muqdisho.

Taliye Mahad oo hadalkiisa sii wata ay aa ugu baaqay hay’adaha garsooka dalka inay yimaadaan xabsiga dhexe oo ay ka bilaabaan cadaaladda, wa xaanu yidhi: "Ani ga oo aan hadal ku dheeraanayn, mee shaa iyada ah fiiro gaar ah haloo yeesho, kita abkiinoo dhan meesha ayuu yaallaa, u imaadda wixii sax ahna ka qaata wixii qal dana ka taga.”

Qaylo-dhaantan waxa kale oo ka horre eyey, in waqtiyo kala duwan sannadkan gudihiisa ay xabsiga booqdeen guddiyada kala ah: Guddiga Xuquuqal-In saanka, Ha weenka & Arrimaha Bani’aadanimada, Guddiga Cadaalada, Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Guddiga Horumarinta Adeega Arimaha Bulshada si loo hubiyo nolosha dadka ku xidhan xabsiga, isla markaana loo xaqiijiyo in ay heleen caddaalad.

Guddoomiyaha Guddiga xuquuqal-Ins aanka, Ha weenka iyo Arrimaha Bani’aad animada Xildhibaan Xaawo Cali Sokor oo la hadashay BBC-da ayaa she egtay in ay ku soo arkeen xabsiga dhexe marxalado kuwan duwan oo isugu jira kuwa u baahan garsoor madax-banaan, xuquuqul insaan iyo kuwo arrimo bulsho.

Xildhibaanad Xaawo ayaa sheegtay in xabsiga dhexe ee Muqdisho ay wakhti xaadirkan ku xidhan yihiin dad gaadhaya ilaa 1,338 (Kun, saddex Boqol, Sodon iyo Sideed) qof oo siyaabo kala duwan loo soo xidhay.

Dadkan ayaa isugu jiro kuwa lagu xuku may danb iyo kala duwan halka tiro dhan 318 (Seddax Boqol, toban iyo siddeed) qofna ay yihiin dad u xidhan rummaan.

Guddida isku-dhafka ah ee baarlama anka oo ka koobnaa 5 (shan) xubnood oo 1dii Agoosto 2023 bo oqday xabsiga dhexe ee Muqdisho ayaa sheegay in waxa ugu horeeya ee ay la murugoodeen ay tahay in Xabsiga Dhexe oo loogu talo-galay in lagu hayo 900 oo maxbuus uu hadda la ciir ciirayo maxaabiis gaadhaysa 1338, taas oo muujinaysa in xabsigu uu buux dhaafay isla markaana ay ka dhalatay cidhiidhi iyo xaalado kale oo bani’adamtinimo.

Warbixinta guddiga oo nuqul kamid ahi ay hesh ay BBC-da ayaa muujinaysa in maxaabiista ku xidh an xabsiga dhexe ay u kala xidhan yihiin Max kamadda Gobalka Banaadir, Maxkamadda Sare, Maxkamadd a Racfaanka iyo Maxkamadda Gobalka Shabeelada Hoose, sidoo kalena ay jiraan maxaa biis u xidhan Maxkamadda Ciidam ada Qalabka sida ee Soomaaliya.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in dadka rummaan ka ugu xidhan xabsiga dhexe ay tiradoodu gaa dhayso 318 (saddex boqol, toban iyo siddeed) qof oo ay ku jiraan dad waayeel ah oo ay da’doodu u dhaxayso 50 (Kontan) ilaa 80 (siddeetan) iyo sidoo kale carruur da’dooda u dhaxayso 14 ilaa 17 oo aanu wali xukun ku dhicin.

Abukaate Sakariye Yuusuf oo ah shar ci-yaqaan ayaa xadgudub sharci ku tilmaa may in muwaadin Soomaaliyeed uu ku xi dhnaado xabsiga dhexe muddo ka badan inta uu sharciga qabo.

"Qodobka 47 ee xeerka habka ciqaab ta Sooma aliya ayaa caddeeyay muddada xabsi ku haynta ee qofka eedeysanaha ah. Waxa uu xaq u leeyahay qofku in la hor geeyo garsooraha toddobadii maa lmood ee walba, sina la’isagama haysan karo muwa adin muddo ka badan inta uu sharc igu qabo " ayuu yidhi.

Abukaate Sakariya ayaa qaba in eedey sanuhu uu xaq u leeyahay in la sii daayo haddii uu dhama ysto muddada rummaan ka isla markaana aan loo soo bandhigin garsoorka caddaymaha eedaha lagu haysto.

"Haddii ay dhamaato muddada rumma anka ee 90-ka maalmood oo ah danb iyadda waaweyn sida dil, waxaa sharci ah in la xidho galka baadhista isla markaana la sii daayo eedaysanaha " ayuu Abu kaate Sakariye yidhi.

Taariikhda xabsiga dhexe:

Xabsiga Dhexe

Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa la dhi say waqtigii Gumeystihii Talyaaniga ee sa nnadkii 1910kii, wuxuuna dhi san yahay 113 sano. Wuxuu ku yaallaa meel xeeb ah, taasoo keenaysa in dhismaha xabsigu uu u-baaho dayactir lixdii bilo odba mar, sida ku xusan warbixinta guddiga xuqu uqul ins aanka ee ay heshay BBC-da.

Madaxa ciidamada Asluubta Soomaliya ayaa she egay in xabsiga aan muddo afar sano ah wax day actir ah lagu samaynin isla markaana uu halis ugu jiro in uu ku soo dumo dadka ku xidhan.

Guddoomiyaha Guddiga xuquuqal-Insaanka, Ha weenka iyo Arrimaha Bani’a adanimada Xildhibaan Xaawo Sokor Cali ayaa u jeedisay dowladda So omaaliya iyo hay’adaha deeq bixiyeyaasha ah ee fa dhigoodu yahay Soomaaliya in garab lagu siiyo dhis maha iyo dayactirka xabsiga dhe xe ee Muqdisho. "Waxaan ugu baaqayaa dowlada feder alka oo uu madaxweynuhu ugu horreeyo in dayactir lagu sam eeyo xabsiga dhexe, waa mid aad u duqoobay waxa anu halis ugu jiraa in uu ku dumo dadka halkaasi gar -sugayaasha ku ah.” ayey tidhi Xildhibaan Xaawo Sokor Cali.

Xabsigu waxa uu ka kooban yahay shan qaybo od oo maxaabiista lagu xidho waxayna kala yihiin: Qaybta Dumarka, Qaybta Dadka waaweyn, Qaybta Carru urta, Qaybta Dilka ku xukuman iyo Qaybta Ru mmaanka (Maxkamad Sugayaal).

Xildhibaan Xaawo Cali Sokor ayaa sidoo kale sha acisay in waxyaabaha kale ee xabsiga dhexe ay ku soo arkeen ay ka mid yihiin qof u xidhan $10 (Tob an) dollar isla markaana aanu awoodin in uu iska bixiyo.

"Muwaadin Soomaaliyeed oo saddex sannadood u xidhan 10 dollar, waxaynu dowlad u ahaano oo jaa kado u gashano oo halkaan u fadhino waa ceeb” ayey tiri Xildhibaan Xaawo. "Waxaanu soo aragnay dad u xidhan lacago yaryar, kuwa u xidhan taleefoon niicla ah oo la xaday iyo kuwa muddo u xidhan da nbiyo fudud balse masuuliyad-darro aan dib loo eegin” ayay raacisay.

Guddoomiyaha Guddiga xuquuqal-Insaanka, ayaa sidoo kale wax aan suurto-gal ahayn ku til Dor raady in xabsiga dhexe ay ku xidhnaadaan dad max kamad fasax day iyo kuwa diyadii lagu lahaa lagam eg ay haddana lagu xukumay 20 sano oo xadhig ah.

"Waxyaabaha kale ee aan la fajacnay waxa kamid ahayd dad maxkamad fasa xday oo haddana ku xidhan xabsiga iyo kuwa diyadii laga magay, had dana mar kale dib loo soo xidhay oo aan garanayn ci dda ay u xidhan yihiin”ayey tidhi guddoomiyeXaawo.

Muxuu Yahay Kiiska Xildhibaan Hore Muna Ibrahim Abukar

Xabsiga Dhaxe ee Muqdisho.

Warbixinta guddiga isku -dhaf ka ah oo ka koobnayd 9 (Sagaal) bog ayaa waxaa lagu xusay kiis ka Muna Ibraahim Abuukar oo muddo labo sano iyo labo bilood ah ku xidhan Xabsiga Dhaxe ee Muqdisho. Muna wa xay hore u soo noqotay Xildhibaan iyo wasiir ku xigeen.

Warbixinta laguma xusin sababaha loo xidhay iyo cidda ay u xidhan tahay, balse waxaa loogu baaqay Guddoonka Golaha Shacabka in ay si gaar ah ula socdaan.

BBC-da uma suurto-gelin in ay hesho qoyska xildhibaan Muna si aan wax ugu weydiino xadhige eda.

Ugu danbeyntii saddexda guddi ee gar soorka, xuquuq insaanka iyo arrimaha bul shada ayaa soo jeediyay in caddaalad loo helo kiisaska ka jira xabsiyada dalka gaar ahaan xabsiga dhexe ee Muqdisho, in si gaar ah gacanta loogu qabto kiiska xildhib aanad hore Muna Ibraahim Abuukar oo muddo ku xidhan halkaas, in maxabiista u xidhan lac ago yaryar looga raadiyo hay ’ado iyo dad muxsiniin ah si cidhidhiga xab siga ka jira loo fududeeyo iyo in maxabiista kiisaska yaryar u xidhan cafis looga dalbo Madaxweynaha.

Waxaa kale oo uu guddigu soo jeediy ay in si de gdeg ah loo dayactiro xabsiga dhexe Muqdisho oo ay sheegeen in uu qarni dhisan yahay.

Xabsiga Dhexe ee Muqdisho ayaa lagu xidhaa maxaabiis loo haysto danbiyo kala duwan sida Al-Shabaab, Daacish iyo sha qsiyaadka kale ee dambi yada kale lagu eedeeyo, waxaana marar badan dadka arrimahan ka faallooda ay sheegaan in cadd aalad-darro badan ay tirsadaan dadka nugul ee ay hayaan laamaha ammaanku.XIGASHO:-BBC

Trump oo lagu soo oogay dacwado cusub oo ka daran kuwii horey loogu eedeeyey

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Tru mp ayaa mar kale lagu soo eedeeyey dacwad la xiriirta doorashadii dhacday sannadkii 2020-ka ee uu kaga adkaaday madaxweynaha hadda talada haya Joe Biden.

Trump waxaa lala soo eedeeyey 18 qof oo kale oo ay ku jiraan qareenkiisa Rudy Giuliani iyo madaxii shaqalaha Aqalka Cad Mark Mea dows.

Eedaha lagu soo eedeeyey Trump waxaa ka mid ah musuq, ku xadgud ub dhaartii uu u dhaartay xafiiskii sa, been abuur dokumentiyo iyo eedo kale.

Trump oo Maxkamada ka hadlay ayaa beeniyay dhammaanba eedeymaha loo soo jeediyey oo uu ku tilmaamay kuwa siyaasadeed oo uu ka dambeeyo Mada xweyne Biden.

Xeer-Ilaalaiyaha degmada Fulton Fani Willis ayaa bilaabay baaritaanka eedeym ahan bishii February 2021. Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa qorsheynaya inuu mar kale isku soo ta ago doorashada soo soc ota ee Madaxweynaha Mar eykanka, iya doo dacwadaha faraha badan ee ka yaala Maxkamadaha ay saameyn xun ku yeelan

karaan ololihiisa doorashada.


FARSAMADA DHAR-SAMAYNTA EE SOOMA ALIDA OO KALIYA U GAARKA AH


Farsamayaqaannada sameeya Alindiga

Qoraalka sawirka,

Farsamayaqaannada sameeya Alindiga

Aqoonta iyo farsamada ay Soomaalidu gaa rka u lahayd waxay soo taxnayd mu ddo dheer.

Dharka Alindiga waa dhar Soomaalida oo kal iya ay dhaqan u leeyihiin sida loo sameeyo. Qarni yaal ayuu farsamadan jiilba jiil u gudbinayey, waxaana inta la ogy ahay taarii khda la isticmaali jiray tan iyo xilligii badmareenkii Ibnu Batuuta, wa xa ana Alindiga lagu sameeyaa koofurta Soom aaliya oo kaliya.

Soomaaliya ka sokow waxaa xilliyadii sii horr eeyey loo dhoofin jiray sida taari ikhda lagu hayo jasiiradda carabta, Beer shiya iyo dalalkii ay Soo maalidu xiriirka ganacsi la lahaan jirtay ee ay ku jiraan kuwa kuklaala gacanka Cadmeed.

Qarnigii 18aad iyo kii 19aad waxaa dunta laga sameeyo dharka alindiga laga keeni jiray Hindiya.

Waxyaabaha laga sameeyo waxaa ka mid ah shaararka, macawisyada, koofiyadaha, cimaama daha iyo duruucda oo ah dharkii la xiran jiran ka hor xilligii gumaysiga, intii aysan Soomaalidu bar an xirashada saraawiisha iyo funaanadaha, inka stoo hadda la sameeyo saraawiisha mararka qaar.

Cali Cismaan Faarax wuxu ka mid yahay dad ka tirada yar ee ilaa hadda ku shaqaysta sam aynta Alindiga. Wuxuu bilaabay 1996kii, wuxuuna farsamadan ka bartay nin ay ilmo adeer yihiin.

Cali Cismaan Faarax Wuxuu bilaabay samaynta dharka Alindiga 1996

Qoraalka sawirka,

Cali Cismaan Faarax Wuxuu bilaabay samaynta dharka Alindiga 1996

Waxyaabaha loo baah an yahay

Sheyga ugu muhiims an ee dhark aas gac anta lagu sameeyo lag a sameyo waa dun ta harqaanka. Qarniyaal ka hor waxaa cul ays weyn uu ka jiray helitaanka duntaas oo laga keeni jiray dibadda."Duntaas ayaa la dhiririyaa, ka dibna waa xirxiraa, markaas ayaa farsamada la bilaa baa” ayuu yiri Cali. Wuxuu intaa ku daray in qala bka loo isticma alo farsamada Alindiga uu yahay mid "gacan ku samays ah” oo ay iyagu isku xirxi rteen, ayagoo ku sameeya guryaha dhexdooda.

Farsamada

"Dadka sameeya waxay u badan yihiin rag, laak inse dumarna way ku jiraan oo way caawiyaan” ayuu yiri Cali Cismaan Faarax.

"Dadka way kala gacan fudud yihiin, qof ayaa soo saari kara shan xabbo, qof ayaa soo saari kara 14 xabbo” ayuu yiri Cali Cismaan Faarax. Cali wuxuu intaa ku daray in lix qof ay uga shaqe eyaan goobta ay dharka alindiga ku sameeyaan ooku taalla degmada Xamar weyne.

"Ugu yaraan 3 saacadood ama 4 sacadood ayey qaadanaysaa in lagu same eyo hal shey” ayuu Yiri Cali oo ka hadlayey wakhtiga galaya in hal shey la soo saaro, laakinse dharka maryaha waaweyn ka samaysan sida macawisyada ayuu sheeg ay in ay wakhti badan qaataan. Taariikhdu waxay sheegaysaa in qarniyaal ka hor, dadka ali ndiga sameeya uu qofkiiba labo shey soo saari ji ray.Cali wuxuu sheegay in ay haystaan suuq iyaga uun ku filan laakinse aan ahayn heer wana agsan. Wuxuu BBC u sheegay in gudaha ka sokow dharka ay sameeyaan loo qaado dibadda oo dalabaad ay ka helaan.

Dalalka deriska la ah Soomaaliya qaark ood ayuu sheegay in dharkaas loo qaado.

Kuwa gudaha loo iibsado ayuu sheegay in loo isticmaalo in dadku ay ku labistaan xilliyada xafladaha ama ciidaha.

Farsamayaqaannada Alindiga

Qoraalka sawirka,

Farsamayaqaannada Alindiga

Caqabadaha

Caqabadda ugu weyn ee aysan tiro badan oo dhar ah u soo saari karin ayuu Cali Cismaan ku tilmaamay inay tahay qalabka ay haystaan oo ah mid gacanta lagu sameeyey, ayna adag tahay in la soo raro.

Arin kale oo ka mid ah caqabadaha haysta wuxuu ku tilmaamay "Meelaha fiyaalaha ah ama duakaamada waddooyinka waaw eyn saaran kiradooda ayaa qaali ah” ayu yiri Cali oo wax laga weydiiyey sababata aysan dharka u geyn karin carwooyinka ama dukaamada waaweyn.

Qiimaha lagu gado midka ugu badan dharka alindiga waxaa la iibiyaa 15 Doo llar, taasna waa caqabad kale oo keenay sa in aysan ka samayn karin faa’iido badan ama dadku inay ka doorbidaan dhar kale oo ka raqiisan. Sidaasoo ay tahay Cali wuxuu sheegay in ay nolol meelmeed kooda ka helaan.

Mustaqbalka

Dadka alindiga sameeya iyo meelaha lagu sameeyo ma badna, waxaase dadka dhark an xiiseeya iyo kuwa farsameeyaba ay danaynayaan in la daba qabto.

Sida lagu daba qaban karo ayuu shee gay mid ka mid ah dadkaas inay tahay in maamulladu ay dhiiri galiyaan soo saarista iyo suuq geynta dharka alindiga ee guaha dalka lagu sameeyo, iyo in dhallinyarada lagu dhiirri galiyo inay xirtaan sida dalalka kaleba dadkoodu ay u xirtaan dharka ay dhaqanka u leeyihiin. XIGASHO:-BBC

Hooyo Uu Wiilkeedu Rasaas Ku Dhuftay Macalimadiisa Oo Qiratay Inay Dambi Gashay

Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa sheegtay in Hooyada dhashay wiil lix jir ah oo macalinkiisa ku toogtay iskuul ku yaala gobolka Virginia ee dalka Mareykanka ayaa qiratay dambiga lagu soo oogay ee ah in ay dayacday carruurteeda.

Deja Taylor, oo 26 jir ah, ay aa qiratay dambiga iyada oo qayb ka ah heshiis lala galay dacwad oogayaasha si loo yareeyo xukun lix sano ah oo noqonaya ilaa lix bilood.

Wiilkeeda ayaa toogtay Abigail Zwerner, oo macalin ka ah Dugsiga Hoose ee Richneck ee ma gaalada Newport News, 6dii Janaayo ee san adkan. Xukunka Taylor ayaa loo qorsheeyay in lagu dhawaaqo 27 Oktoobar.

James Ellenson, oo ah qareenka Taylor, ayaa sheegay in macmiilkiisu uu weli ka qoomameyn ayo, inkasta oo uu aaminsan yahay in waqti xabsi ah uusan noqon doonin xukunka ku habboon.

Taylor waxa ay hore u sheegtay booliiska in ay aaminsantahay in qoriga uu ku jiray shandad deeda, laguna xiray quful iyo in furaha qorigu uu ku hoos jiro joodariga qolka jiifka.

Kaaliyaha Xeer Ilaaliyaha Guud ee Newport News Commonwealth ayaa u sheegay maxkama da in wiilka lix jirka ah uu ka qaatay qoriga boor sada hooyadiis, sida laga soo xigtay Washington Post. Toogashada wiilkan lix jirka ah ayaa qabs atay cinwaanada ugu waaweyn warbaahinta caa lamka waxayna sababtay in ammaanka xarum aha waxbarashada iyo hayashada hubkaba la fekero.

Macalimada ayaa waxa ay xabadaha ugaga dhaceen gacanta iyo laabta taasoo keentay in isbitaal la seexiyo toddobaadyo laguna sameeyo qalliinno badan.

Waxay gudbisay $40m (£31.4m) dacwad ka dhan ah dugsiga degmada horaantii sanadkan. Ilmaha oo lix jir ah ayaa la sheegay in uu qirtay inuu dhaawacay mac alimadiisa; "Aniga ayaa sam eeyay,waxaan helay qoriga hooyaday Habeen hore”, wax yar ka dib toogashada ayuu sheegay wiilkan oo aan wax dacwad lagu soo oogin.

Nuqul Kitaabka Qur’aanka Kariimka oo lagu hor gubay Barlamaanka Sweden

Silwan Momika oo ah Qaxooti Ciraaqi degan dal ka Sweden ayaa waxa uu mar kale Dorraad oo Isniin ahayd ku dhaqaaqay Fal Xadgudub ah oo aad looga carooday. Waxa uu Nuqul ka mid ah Kitaabka Qur ’aanka Kariimka ku hor gubay Dhis maha Barlamaanka dalka Sweden ee ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Stockholm.

Dembiilaha oo ay Ciiddanka Boliska sugayeen Ammaankiisa ayaa waxa uu ku dul istaagay, ka dibna uu gubay Nuqulka Kitaabka Qur’aanka Kar iimka.

Dad Muslimiin ah oo ku sugnaa Fagaa raha ay aa waxay aad uga caroodeen, kana dhiidhiyeen Falkaasi Xadgudub ku ah Islaamka.

Boliska waxay xireen Nin Muslim ah oo isku dayey inuu ka gudbo Xayndaabka uu Dembiilaha ku gubayey Nuqulka Kitaabka Qur’aanka. Si doo kale, Haweeney Muslimad ah ay aa wax ayCod dheer ku akhrisay Aayado Qur’aanka Ka riimka si ay u carqaladayso hadalladii ay jeedin ay een Kooxihii soo abaabulay Falka lagu guba yey Nuqulka Kitaabka Qur’aanka Kariimka.

Dhanka kale, Tiro Dhallinyaro Swedish ah oo ku labisnaa dhar u muuqaal eg kuwa Shaqaalaha Dab-damiska (clothes similar to firefighters’ unif orms)ayaa Dibadbax ka dhigay goobta, oo ay ka ga soo horjeedeen Tacadiga ka dhanka ah Diinta Islaamka.

Dibadbaxayaasha waxay wateen Boo rar lagu qoray Hal-ku-dhegyo looga soo horjeedo Xadgud ubka Kitaabka Qur’aanka Kariimka.

Waxay kaloo si wadajir ah iskula jiibinay een ama ugu dhawaaqayeen Hal-ku-dheg ahaa: "Dam iya, Nacaybka”, si ay u carqa ladeeyaan Hada lladii ay jeedinayeen Koo xaha Islaam-Nacaybka ee gubayey Nuqulka Kitaabka Qur’ aanka Kari imka.

Dhanka kale, Boliska Sweden waxay bishan August 9-dii u fasaxeen Silwan Na jam oo jaal la ah Silwan Momika inuu Nu qul Kitaabka Qur’ aanka Kariimka ku gubi karo halka uu ka degan yahay Bartamaha Caasimadda dalkaasi ee

Stockholm bishan 14-dii oo Dorraad ku beegnayd



WAA TUMA GABADHA SOOMAALIY EED EE BASBAASKA AY SAMEYSO DUNIDA LAGA HADAL HAYO?


Basbaaska

XIGASHADA SAWIRKA,UBAH HOT

Article informationAuthor,Fatuma Maalim Abukar

Role,BBC News Somali

Ubax Xasan, oo asalkeeda Soomaaliya ka soo jeedda ayaa waxay soo jiidatay warbaah inta dunida, kaddib markii basbaas ay sameyso aad looga hadlay.

Ubax oo dharka xayeysiisa, waa milkiilaha shirkadda UBAHHOT, oo soo saarta basbaas diyaarsan, waxaana basbaaskeeda looga hadlay majaladaha caanka ah ee Oprah Daily, Forbes, Vogue, iyo qaar kaloo badan.

Waxaa gabadhan aad loogu yaqaannaa mus alsalka The Real Housewives of New York City, kaasoo ay ka mid tahay jilaayaashiisa.

Waxay Ubax sheegtay in sababta ku dhalisay ganacsiga basbaaska ay tahay inay ku adkaatay cunista kalluun iyo khudaar la huuriyay keligood, waxayna tuman jirtay basbaas iyadoo weel ku shuban jirtay kaddibna miiska cashada usoo qaadan jirtay.

Arrintan ayay sheegtay inay ka keentay xusuu saha yaraanteedii, oo sida lagu yaqaanno inta badan guryaha Somaalida, basbaas iyo toon inta la isku tumo lagu daro liin iyo cusbo.

Gurigeeda ku yaalla magaalada New York ee dalka Mareykanka, ayay Ubax ku sameysaa bas baaska.

Si la mid ah dadka dharka xayeysiiya, waxay cuntaa cunno caafimaad leh.

"Ma aanan dooneyn inaan cuno kalluun iyo khudrad la huuriyay keligood,” ayay tiri Ubax.

basbaaska

XIGASHADA SAWIRKA,UBAH HOT

Qoraalka sawirka,

Ubax Xasan

Waxay isku shiiddaa barbarooniga jaallaha ah, xoogaa yaanyo ama tamaa ndho xabuub ah iyo ba sbaas, taasoo cunnada u socodsiisay. Basbaasku waa nooc ka mid ah cu nnooyinka ay qoyskeedu mar walba isticmaalaan. "Soomaalidu way jecel yihiin basbaaska,” ayay tiri.

Durba basbaaska ay sameyso Ubax ayaa waxaa jeclaaday saaxiibbadeed. "Waxaan same yn jiray basbaaskan wax aana geyn jiray kmiiska cashada,” ayay tiri. "Dadkuna way qaadan jireen, iyagoo dhadhaminaya, niyaddana iska leh: ‘Waa maxay kan? Waa maxay kan?’” Markii ay aqbalaa d ka heshay dukaan weyn oo caan ah oo basbaaska lagu iibiyo kuna yaalla xaafadda Brooklyn, Ubax waxay ogaatay inay sameysatay ganacsi.

Inkastoo markii hore ay xoogaa ka baqeysay inay daah-furto shirkadda Ubah Hot, haddana marka kama aysan shakin hadafkeeda. "Waxaan imid New York anigoo sita $150,” ayay tiri, iyadoo ka sheekeyneysay sida ay guul uga gaartay suuqa tartanka badan loogu jiro ee dhar xayeysiinta.

Waxay is tusisay in go’aankeedu uu ahaa mid fudud: "Waa inaan tan same eyaa.” Iyadoo weli wadda dhar xayeysiinta, ayay kusoo biirtay suuqa cunnada, gaar ahaan basbaaska. Ubax ayaa sheegtay in mid ka mid ah saaxiibbadeed uu ganacsigeeda gaarsiiyay Oprah Winfrey, oo ah haweeney caan ah oo soo jeedisa barnaamijka The Oprah Winfrey Show, waxaana basbaaskeeda lagu soo daray liiska 'Waxyaabaha ay Ka Hesho Oprah'.

"Waxaan dareemay sida inaan ku guuleystay Oscar anigoo matalaya ganac satada yaryar,” ayya warbaahinta u sheeg tay Ubax.

Waxay sheegtay inaysan marnaba maleysan karin in basbaaskeeda uu gaar ay Oprah.

"Waxaan hayay ilaa 1,000 kartoon markii aan bilaabayay … Waxaan bilaabay xilli uu socday xanuunka safmarka ah, wuxuuna ahaa wax soo saar cusub, marka, waxana is iri, malaha ilaa 100 ama 200 iibi inta kalena u qeybi qoyska iyo saaxiibbada si ay u tijaabiyaan,” ayay tiri.

Waxay Ubax intaa raacisay, "Wax badan iimaba oollin markii la isoo wacay!”

Waxay sheegtay inaan xoogaa naxdin dareent ay markii ay aragtay sida xad-dhaafka ah ee loo dalbanayo basbaask eeda.

Iyada, saaxiibkeed iyo qaar ka mid ah saaxiibb adeed ayaa iska kaashna jiray baakadeynta iyo diyaarinta basbaaska.

"Daqiiqado gudahood ayaan ku diyaarin jirnay 36 ilaa 40 kartoon. Haddii uu Elon Musk nagu arki lahaa bakhaarkan dhexd iisa iyo sida degdegga ah iyo waxtarka leh ee aan u shaqeyneynay, uma uusan baahdeen inuu sameeyo robots.” Ayay ku kaftantay.

Waa tuma Ubax Xasan?

Ubah

XIGASHADA SAWIRKA,SOCIAL

Qoraalka sawirka,

Ubax Xasan

Ubax waxay ku dhalatay Soomaaliya sanadkii 1983. Sanadkii 1991, ayay usoo wareegtay dalka Itoobiya. Kaddib waxay u guureen dalka Canada iyadoo 15 jir ah.

Qoyska Ubax ayaa muddo sanad ah ku noolaa meelaha ay seexdaan dadka guryo la'aanta ah. Waxay sheegtay inay markii hore ku adkaatay la qabsiga qabowga daran iyo dhaqanka dadka dalka iyo dharka ay xirtaan.

Ubax ayaa mihnadda dhar xayeysiin bta ka billowday magaalada Toronto iyo Vancouver, kahor inta aysan u wareegin magaalada New York City iyadoo 26 jir ah.

Waxay sheegtay inay ku lumi jirtay waddooyinka New York marka ay u socotay shaqooyinkeeda dhar xayeysiinta.

"Waxaan ku dhex ooyay beer walba oo ku taalla Nw York." Ayay ku kaftantay Ubax.

Marka laga soo tago inay Ubax tahay ganacsato iyo inay dharka xayeysiiso, waxay sidoo kale u ololeysaa nabadd

XIGASHO:-BBC

Tahriibayaal booyad shidaal lagu soo qariyay oo lagu qabtay Tanzania.

Waaxda Socdaalka ee dalka Tanzania ayaa gacanta ku dhigtay 65 Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo lagu soo qariyay Booyad Shidaal.

Muhaajiriintan ayaa laga soo daabulay go bolka Mwanza, waxaa na loo waday Tundu ma.Gelinkii dambe ee Isniintii Dorraad ayaa lagu xiray xabsi ku yaalla tuulada Kamsisi, deg mada Mlele, ee gobolka Katavi.

Waa xda socdaalka ayaa sheegtay in sidoo kale la xiray 4 muwaadin oo Tanza nian ah oo uu ku jiro darawalkii gaariga.

Dhammaan dadkaas waxaa loo haystaa tillaa booyin sharci darro ah oo ay ku kac een.

Tanzania waxaa inta badan loo isticm aalaa meel ay maraan muhaajiriinta sharci darrada ah ee ka imaanaya Eritrea iyo Itoobiya, kuwaas oo intooda badan ku waja han Koofur Afrika ama Yurub.

Hay’adda socdaalka ee Q/Midoobay/ (IOM), ay aa ku qiyaastay tan iyo 2014 ku dhaw aad 50,000 oo muhaajiriin ah inay dhinteen ama la waayay iyagoo isku dayaya inay gaaraan dalalka sida Mareyka nka ama Yurub.

Hay’addu waxay aaminsan tahay in tirada dha bta ah ee dadka dhintay ama la la’yahay ay aad uga badan karto inta la shaaciyay.

Dad ku dhintay Shil ka dhacay inta u dhexeysa Jig-jiga iyo Wajaale

Faah Faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay Dowlad degaa nka Soomaali Galbeed, waxaana lasoo sheega yaa dhimasho iyo dhaaw ac fara badan.

Shilka ayaa lasoo sheegayaa inuu ka dhacay inta u dhaxaysa Wajaale iyo Maga alada Jig-jiga ee Xarunta Dowlad dega anka Soomaali Galb eed, waxaana shilkaa si ku dhintay 5 qof, halka ay ku dhaaw acmeen dhowr iyo toban qof oo dha maantood ahaa Rakaabka gaariga shilka galay.

Shilka ayaa sababay ayaa la yiri kadib markii uu Gaariga rogmaday sidoo kale gawaarida deg deg ah ayey waqti bad an qaadatay inay soo gara an goobta, si loo soo badbaadiyo dadka dhaa wacyada qaba.

Wasxiirka Cadaaladda "Wa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip