
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILYN NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 14-KA AGOOSTO 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada Magaalada Dhuusamareeb
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxam uud oo mud do ka badan 7baad u jooga deegaanada Galm udug abaabulka howgal lada deegaanka looga xoreynayo Al-Sha baab ayaa kulammo miro dhal ay la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqan ka, siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa si gaar ah odayaasha dhaqanka kala hadlay sidii ay door kooda hoggaamineed uga qaadan lahaayeen qor shaha dib loogu xoreynayo deegaannada ay Alsh abaab kaga harsan yihiin Galmudug.
War kasoo baxay Villa Somaaliya ayaa waxaa la gu sheegay in Madaxweynaha dadka uu la kul may uu ku booriyay in ay ka hortagaan qorsheya asha Al-Shabaab ku kala qeybinayso dadka deeg aanka, si ay u helaan maalmo ay kusii joogaan degaannada iyo degmooyinka Galmudug.
Maalmaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Ciidamada xoogga dalka oo taageero ka hela ya Ciidamada degaanka ay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab ku qaadaan degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo muddo ka badan 10 sano ay maamulayaan Al-Shabaab.
Cabdi Xaashi & QM oo ka wada hadlay habka lagu qaban karo Doorasho qof iyo Cod
Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Se nator Ca bdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Dorraadxafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona Laing oo uu wehliyo Md. Paul Partner oo ah sarkaal UNSOM u qaabil san arrimaha siyaasadda.
Guddoomiyaha iyo Wakiilka XG ee QM waxay si ka wada hadleen, xaaladda guud ee Dalka, arri maha dib u eegista Dast uurka ee haatan socota, habka ugu hab oon ee lagu qaban karo dooras hooyin qof iyo cod ah.
Sidoo kale kulanka ay aa looga hadlay sidii dal ku uga guuri lahaa nid aamka qabiilka ku salay san ee 4.5 looguna guuri lahaa nidaam ku salaysan axsaab, iyo sidoo kale sidii hay’adaha QM gacan uga gaysan lahayd fud udaynta arrimahaas horyaalla Qaranka Soom aaliya.
Guddoomiye Sh.Aadan Madoobe oo Xafiiski isa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee Q/M ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baar lama anka JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan Qaramada Midoobay ee Sooma aliya Marwo Katriona Laing iyo wafdi ay hoggaamineysay.
Ergeyga oo marka ho re warbixin ka siisay booq ashooyinkii ay ku tagtay maamul gobaleedyada da lka ayaa waxay Guddoom iyaha la wadaagtay sida loogu taageeri lahaa arri maha horumarinta dalka, xoojinta dagaalka lagula jiro Khawaariijta oo meel wanagsan maraya. Sid oo kale waxay xustay sidii Baarlamaanka kaalin uga qaadan lahaa war-murtiyeedkii Golaha Mad asha Wada-tashiga Qaranka.
Dhanka kaleMarwo Katriona ayaa adke eysay ahmiyadda ay leedahay taageerada Baarlamaan ka iyo sidii loogu taageeri lahaa tayaynta khibrada Xildhibaannada iyo howlwadeennada.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gunnaanadka kulanka boggaadi yay shaqada ba axada leh ay u heeyso Qaramada Midoobay taag eerada joogtada iyo kor u soo qaadida nabada iyo xasiloo nida dalka, waxaana uu tilmaamay in Baa rlamaanka Soomaaliya uu ka shaqeyn doono wax kasta oo dan u ah qaranimada iyo horumarka Shacabka Soomaaliyeed.
Shiikh Shariif & Cali Guudlaawe oo soo xiray Shirkii degaanka Burka Diirimeed
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Md. Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Xalay deeg aanka Burka Diirimeed kusoo gaba-gabeeyay Shir Dib u Heshiinsiineed oo u dhaxeeyay Beelo Walaalo ah oo wada dega degmooyinka Cadale iyo Aadan Yabaal oo tabasho soo kala dhex gashay.
Munaasabada ay heshiiska ku gaareen laba dan beel ee Walaalaha ah waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Dib u Heshiisiinta iyo Nabadeynta Hirshabeelle, Imaam Daahir Imaam Maxamuud, Gudiga Nabadeynta, Culimo u diin iyo Nabadoon ada labada beel.
Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tilmaamay in guul wayn ay tahay in labadan beel ee walaalaha ay ka heshiiyeen dhibkii ka dhex dhacay loona baahan yahay in la ilaaliyo nabad da, midnimada iyo wadajirka bulshada si loo ga aro horumar bulsho.
Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay Maamulka iyo Bulshada deegaanka sida ay u maareeyeen gacan ka hadalkii ka dhacay deegaanka, Isagoo ugu baaqay bulshadainay xoojiyaan nabadda deegaanka iyowadajirka bulshada.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa kula dardara may waxgaradka iyo bulshada degaanka Burka Diirimeed iney ilaaliyaan heshiiskii nabadeed ee la gaaray, kuna wada noolaadaan nabad iyo degenaansho.
Raysal wasaare Xamse oo Dorraadmag acaa bay Agaasimaha guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan iyo ku xigeenkiisa
Raysal wasaaraha Xukuumad Fedar aalka So omaaliya Xamse Cab di Barre ayaa Dorraad magacaabay Agaasi maha guud iyo Agaasi me ku xigeenka Xarun ta Qaran ee Tubsan ee ka hortagga iyo la dagaallanka fikradaha xagji rka ah ee Rabaha daha Wata.
Raysal wasaare Xamse ayaa Agaasi maha gu ud ee xarunta qaran ee Tubsan u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur, waxaana agaasime ku xigeenka loo mag acaabay Ibraahim Aadan Ibraahim.
"Ra’iisul Wasaaruhu markuu tixgeliyay baahi da loo qabo in la dardargeliyo ka hortagga saba baha aasaasiga ah ee dhaliya ama dhiirigeliya fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata, waxa uu maga caabay. 1. Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur – Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan
2. Md.Ibraahim Aadan Ibraahim – Agaasime Ku Xigeenka Xarunta Qaran ee Tubsan" ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xafiiska Raysal Wasaar aha.
Agaasimaha cusub ee xarunta qaran ee Tubsan Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa horay u soo noqday wasiirka amniga guda ha Soomaaliya ee Xukuumadii uu raysal wasaaraha ka ahaa Maxamed Xuseen Rooble.
Si kastaba ha ahaate waxaa xusid mudan in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu biloo wgii sanadkaan uu u magacaabay Cabdullaahi Maxamed Nuur inuu noqdo La-Taliyaha Sare ee Madaxweynaha ee ka Hortagga iyo La dagaala nka Fikradaha Xagjirka ah ee Rabshadaha Wa ta.
Agaasimihii Villa Somalia oo faah faahin ka bixiyay sababta uu xilka isaga Casilay
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuu riyadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu xilka casilay xilkii uu ka haayay Madaxtooyada oo uu haayay illaa laga soo bilaabo 23 May, 2022.
Qoraal uu soo saaray Xuseen Sheekh ayaa waxa sababta uu is ku casilay ku sheegay inay tahay inuu doonayo inuu dadaal u galo hoggaaminta dowlad Gobole edka Koonfur Galbeed Soomaaliya, uuna sii wad ayo dadaal aan kala go’ lahayn.
"Waxaan uga tagey xilkii Agaasimaha Mad axtooyada Soomaaliya kaddib markii uu igu xoogeystay dareen i weheshaday oo ah xaaladda Koonfur Galbeed Sooma aliya iyo markii aan in badan dhageystay tallooyinka shacab iyo siyaas iin badan gaar ahaan kuwa deegaanka, garowsa da yna in ay lama huraan tahay inaan waqti dhee raad ah siiyo ka shaqeynta danaha dadka iyo dee gaanka Koonfur Galbeed, taas oo aan aaminsana hay in ay u baahan tahay hoggaan leh lexejeclo, aqoon, amm aano, waayo-aragnimo iyo damiir umm adeed una horseeda deegaankaas horu mar dhanka amniga, siyaasadda, dhaqaa laha iyo mid bulshaba leh, si looga faa’ide ysto kheyr aadka Alle ku manaystay Koo nfur Galbeed islam arkaana ay hormuud ugu noqoto dalka intiisa kale” ayuu yiri
Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa ugu damb eyn ka codsaday dhammaan dadka Soomaaliy eed gaar ahaan reer Koonfur Galbeed inay garab ku siiyaan xaqiijinta himilooyinkaas, isagoo ballanqaaday inuu hormuud ka noqon doono sidii Koonfur Galbeed ku heli lahaayeen hoggaamin leh sinnaan, caddaalad, karti iyo ammaano.
Sidoo kale waxa uu u mahadceliyay Madax weynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxam uud oo mas’uuliyadda u igmaday, isla markaana fursad siiyay, wax aana sidoo kale u mahad cel iyay mas’u uliyiinta iyo howl-wadeenada kale Madaxto oyada
W/Dhallinyar adda iyo Ciyaaraha ee XFS oo hortag ay xildhibaannada G/BJFS
Guddoomiye ku Xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka BJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Sa matar ayaa DorraadShir Guddoomisay Kalfadh iga 3-aad kulankiisa 17-aad oo uu wahlinayo Gu ddoomiye ku igeenka laba ad ee Golaha Shacabka Md.C/hi Cumar Abshirow, waxaana soo xaadiray 141 Xildhibaan.
Ajendaha kulanka ayaa ahaa u yeerida iyo hor imaanshaha Golaha Guud ee wasiirka Dhalinyar ada iyo ciyaaraha ee XFS iyo Ka jawaabidda Su’ aalo Oraaheed sida uu qabo Qadobka 69-aad/2 ee Dastuurka KMG iyo Qodobadda Xxeer-hoosa adka 53aad/f-1,iyo Qodobka 63-aad.
Guddoomiye Sacdiyo yaasiin Xaaji Sam atar ayaa ugu horreeyn u yeertay Gudd oomiyaha Gu ddiga horumarinta Adeegga Bulshada Xil. Nadra Saalax Cabdi oo xild hibaanada ka hor akhrisay magacyada xildhibaannada saxiixay mooshinka ka dhanka ah wasiirka wasaarada dhalinyar ada iyo ciyaaraha XFS.
Intaasi kadib Xildhibaanada ayaa dood adag ka yeeshay su’aalana ka weydiiyey wasiirka arrimo ku saabsan xiriirka ciyaar aha fudud iyo xiriirada ciyaaraha kale iyo sidoo kale arinta Nasra Abu ukar Cali oo ahayd gabadhii Soomaaliya ku mat alaysay Oradka dooda badan ka dhalatay, Xildh iba annada ayaa su’aalahooda iyo doododa u bad neeyd toosin iyo talo soo jeedin ku socota Was iirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee XFS
Wasiirka Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee XFS Xil.Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka jawaabay dhammaan su’aalihii ay we ydiiyeen xidhibaanna da Golaha Shacabka BJFS.
Ugu dambeyntii Guddoomiye ku xigeen ka 1aad ee GShBJFS Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar ayaa soo xirtay kulanka Shalay.
Shirka Wasiiradda Maaliyadda ee D/Fed eraal ka iyo D/Goboleedyada oo Muqdisho ka furmay
Waxaa Dorraad M/Muqdisho ka furmay kulan ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda DFS,D/Goboleedyada dalka iyo Maamulka G/Ba naadir. Shirkaan oo 2 maalin socon doona ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa arrim aha xeer ka mideynta cashuuraha, dib-u-habeynta Maaliy adda iyo dhamaystirka sharuudaha deyn cafinta oo dhawaan la filayo in la soo gaba-gabeeyo.
Wasiirka asaaradda Maaliyadda ee XFS Md, Biixi Imaan Cige oo ay wehliyaan Wasiiru-Dowlaha W/Marwo Ra axo M. Janaqoow iyo Wasiir ku xigeenka Maaliy adda Md.Cabdiqafaar C. Xaange ayaa si rasmi ah u furay shirka, wasiirka oo hadal kooban jeediyay ayaa sheegay inuu muhiim u yahay shirkaan arri maha mudna anta u leh dib-u-habeynta Maaliy adda, mideynta hannaanka canshuuraha, dha m maystirka sharuudaha barnaamijka Deyn Cafinta.
Shirkaan Wasiirada Maaliyadda Dowla dda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale loo ga hadli doonaa ma shaariicda horumari need ee Saaxiibadda caalam iga ah ay ku taageeraan guud ahaan Soomaaliya iyo Deeqaha Maaliyadeed. Shirkaan ayaa waxa ka maqan oo aan ka qeybgalayn Wasiirka Maaliy adda Maamulka Puntland, inkasta oo si rasmi ah loogu casuumay shirkaan.
RW ku Xigeenka XFS oo dhagax dhig ay dhismaha xarunta wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta.
Muqdisho :- R/wasaare ku-xigeenka XFS Md Saalax Axmed Jaamac, ayaa Dorraaddhagax dhi gay dhismaha xarun wasaar adda Awqaafta iyo ar rimaha Diinta oo mar kii ugu horeysay ay si gaar ah u yeelanay so.Munaasabadda dhagax dhiga oo uu goob joog ahaa wasiirka wasaaradda Awqa afta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhismaha xaruntaan ay baahi weyn u qabto wasaaradda,si buls hada loogu adeego.
Wasiirka Wasaaradda Dii nta iyo Awqaa fta Mukhtaar Roobow ayaa sheegay in qor sha ay ugu jirtay in la dhiso dhismo hab casri ah loo dhisayo oo ay yee lato wa saaradda,si isku tashi ah ay u dhisaneey so iyadoo aan cidnna wax loo weydiinin.
Wasiir Muqtaar Roobow” Lacag dhan 1-Million iyo 150,000 kun ayaan u haynaaa Dhismaha was aaradda oo aan cid kale naga caawin,waxaan be eqaamsanay xoog aa yerkii aan lahayn” R/wa saara ku xigeen ka XFS Saalax Axmed Jaamca oo dhagax dhigay dhismaha wasaaradda ayaa sheegay in wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ay laf dhabar u tahay dagaalka khawaarijta dal ka looga xoreynayo muhiimna ay tahay in ay hesho dhismo u gaar oo ay ku shaqe yso.
Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta So omaaliya ayaa hadda PA dagan WasaaraddaCa daaladda soomaaliya.
Xogta kulan dhexmaray Deni iyo La taliyaha dowlada Mareykanka
Madaxweynaha D/Puntland Md.Siciid C/hi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe Dorraadku qaabilay La-taliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Maraykanka, Mudane Xamse Warfaa oo booqasho ku tagay Puntland.
Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka D/Puntland Md. Axmed Cilmi Cismaan Karaash.
Deni ayaa mas uulkan warbixin ka siiyey xaala da guud ee Pu ntland gaar ah aan dhin acya da, dhaqaalaha, amniga, siyaasada, doorashooyinka iyo arrimaha bulshada.
Xamse Warfaa ayaa ku amaanay maa mulka Pu ntland amaanka iyo horumarka ballaaran ee ka ji ra degaanada hoos taga.
Waxaa uu xusay in dowlada Mareykan ku ay mar walba garab taagan tahay fiiro gaar ahna u leed ahay taageerada degaan ada nabdoon ee Soma lia, isagoo dhinaca kale ka mahad celiyey sida dii ran ee loo dhoweeyey
Faah faahin: Dagaal Askar lagu dilay oo ka dhacay duleedka Kismaayo
Dagaal u dhexeeyay ciidanka daraaw iishta Maamulka Jubbaland iyo dagaaly ahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxa uu saacadihii lasoo dha afay deegaanka Baar sanguuni oo dhaca duleed ka magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jub bada Hoose.
Wararka la helayo ayaa sheegaya in dag aalkan uu bilowday, ka dib markii Al-Shabaab ay weerareen fariisimo ciidanka Jubbaland ay ku leeyihiin deegaanka Baarsanguuni, khasaaro dhi masho ayaa laga soo weriyay inuu dagaalkaasi ka dhashay.
Al-Shabaab warar ay ku qoreen barah ooda In ternet-ka ayaa waxa ay ku sheeg teen inay dag aalkii ka dhacay deegaanka Baarsanguuni ee Jub bada Hoose ku dileen 5 Askari oo ka tirsan ciida mada Maamulka, ayna ka furteen 5 qoray oo AK47 iyo hal qorey oo PKM ah.
Saraakiisha ciidamada dowlad Gobol eedka Jubbaland ayaan weli ka hadlin dag aalkii iyo wee rarka dhacay, Si kastaba Al-Shabaab ayaa dhowr jeer waxa ay weeraro khasaaro dhaliyay ku qaad ay saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada Daraa wiishta Jubbaland.
W/Gaashaandhiga oo shacabka fartay inay isaga fogaadaan dhulka Shabaab maamulaan
Wasaaradda G/dhigga Somaliya ayaa shacab ka Soomaaliyeed ugu baaqday inay isaga fogaad aan dhulka ay maleeshiyada Al Shabaab ka arri miyaan. Afhayeenka W/G/dhigga, Gen.C/hi Cali Caa nood ayaa sheegay inay jiri do onaan bartil maa meedyo laga fulinayo deegaan adaasi, ayna tahay in dadku isaga fogaadaan.
"Waxaa jira oo hadda la beegsanaya, cirka iyo dhulkana laga sahmiyay barraha ay ku diyaarina yaan qaraxyada, barraho oda hoggaaminta, taaku leynta iyo abaabul ka." Ayuu yiri Afhayeenka oo Warbaahinta Dowladda la hadlay.
Afhayeenka ayaa yiri "Waxaana hadda laga diyaariyay sahan lagu sameeyay ha wada, sah ankaasi waxa uu ka fulay deeg aanka la yiraahdo Buulo Fuulaay oo Gobol ka Baay ka tirsan iyo Galhareeri, oo lagu baabi'iyay barrihii ay ku diyaar inayeen wa lxaha qarxa, barraha hoggaaminta ay isu gu yimaadaan amiirada, nimanka hawl gelinta dagaalada madaxda uga ah iyo bar rahooda taakuleynta dawooyinka, cuntada, shidaalka iyo gaadiidka ay ku kaydsadaan, iyaga dhammaant oodba waa la burburiyay, labadaas meelood baa la la burburiyay, inta kalena waa sahansan ta hay."
Gen.Caanood ayaa shacabka ugu baaqay "Waxaan u sheegaya shacabka Soomaaliyeed ee dhulkaa degan in ay si buuxda uga fogaadaan deegaanadaasi, ayna xoolahooda, carruurtooda iyo naftoo da kala fogaadaan."
Waxa kaloo uu yiri "Qofkii hawlgalkaasi asa goo saas loogu sheegay ay wax ku gaa raan naft iisa keliya ha dagaalo, qof uu ha dhow wax u hay staa ma jirto. Ha laga foga ado dhulkaas iyo nawa axigiisa."
General Caanood ayaa sheegaya in ha wlga lka dhanka dhulka uu sida ugu dha saha badan uga bilaabanayo dalka, maal maha soo socdana ay dadku wax weyn maqli doonaan.
"Hawlgalkii dhinaca dhulka degdeg buu u bila abanaya, saacadaha soo socda illaa maalmaha soo socda wax weyn baa maqli doontaan, Insha' Allah." Ayuu yiri Caanood oo intaasi ku daray in hawlgalku uu isugu jiri doono mid dhul & cirba leh.
Ciidanka Xoogga Dalka iyo xoogaga de egaanka ayaa lagu wadaa in hawlal ball aaran ay ka sameeyaan Gobolada Galga duud iyo Mudug.
Somaliland oo sheegtay in lasoo weeraray ciidamadeeda ku sugan Sool
Somaliland ayaa sheegtay in isbahaysi argagi xiso ah, maleeshiyaad, iyo ciidamada Puntland ay soo weerareen ciidam adeda ku sugan gobolka Sool. Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaar ada Gaashaandhiga Somaliland ayaa lagu shee gay in weerar gardaro ah lagu soo qaaday cii damada Somaliland ee ku sugan jiida Sool.
"Wasaarada Gaashaandhiga Jamhuuriy ada Somaliland wa xay si xoog ah u cambaarayna ysa talaabada gardarada ah ee doqoniimada ah, ee ay Shalay ku kaceen maleeshiyaadka Laasca anood, ciid amada Puntland iyo kooxo argagixiso ah oo caan ah" ayaa lagu yidhi warsaxaa fade eda.
Waxa warbixinta lagu sheegay in Somaliland ay talaabadan u aragto mid khatar ku ah amniga, waxayna sheegtay in ciidamadeedu ay si gees inimo leh iskaga difaaceen weerarka, isla marka ana ay burburiyeen ciidamadii weerarka soo qaaday.
Somaliland beesha caalamka ayay ugu baaq day in ay kala qaybgasho cambaaray nta wax ay ugu yeedhay weeraro argag ixiso, iyada oo sheeg tay in dagaalka argag ixisadu u baahanyahay iska ashi.
SSC-Khaatumo wali dhankeeda kama hadal dagaalka Shalay, sida BBC Somali sheegtay 4 qof oo rayid ah ayaa Shalay ku nafwaayay mada afiic kusoo dhacday qaybo kamid ah M/Laasca anood, xili uu dagaal ka socday bariga magaa lada.
Nin la sheegay inuu dil ka gaystay Muqdisho oo lagu qabtay Kismaayo
Ciidanka amniga Jubbaland ayaa M/ Kisma ayo ku qabtay ninkan oo lagu eedee yay inuu dil ka gaystay Magaalada Muqd isho, isla-markaana uu ka baxsaday goob tii uu dilka ka gaystay.
Ninkan oo Dorraaddib loogu celiyay M/ Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay Saldhi gga Boo liska ee Degmada Hodan.
Qoraal ka soo baxay Taliska Qaybta Bo oliska Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in eedeysanaha loo haysto dil 4-tii bi shan qof shacab ah loogu gaystay D/ Hod an, gaar ahaan agagaarka Carwo Alkowthar.
"Eedeysanaha ayaa waxaa ku socota baaris, waxaana la waafajin doonnaa cadd aaladda, had duu Alle idmo." Ayaa lagu yiri qoraalka.
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaa liyeed, Dhamme Sadiiq Aadan Cali (Doodi sho) ayaa dhawaan in nin kasta oo dil ka gaysta dalka aanu ku baxsan dalka gu dihiisa, isla-markaana ay wada shaqayn buuxdo leeyihiin Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo kuwa Dowlad Gobole edyada.
.Dad ku dhintay DorraadMadaafiic ku dhacday M/Laascaanood
Wararka aan ka heleyno magaalada Laascaa nood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Shalay halkaas ay ku dhaceen tiro madaafiic ah oo ay ku gara aceen ciidamada Maamulka Somali land ee ku sugan buuraha ku yaal bariga maga alada.Madaafiicda qaarkood ayaa ku dhacay guryo ku yaalla gudaha Laascaanood, isla markaana wa xaa ka dhashay khasaaro dhimasho ah iyo mid hantiyadeed, sida ay soo wariyeen qaar kamid ah dadka ku sugan magaalada asi.
Ugu yaraan afar qof shac ab ah oo uu ku jiray Amiir Ja mac Maxamed Mire, oo ka mid ahaa waxgaradka Laa scaanood, ayaa kamid noqd ay dadkii Shalay ku dhint ay madaafiicda ay soo tuureen ciidamada Maamulka Somaliland.
Allaha u naxariistee Marxuum Amiir Jamac Maxamed Mire ayaa waxaa uu kamid ahaa waxg aradka ugu saameynta badan ee deegaanada SSC, Duqeynta ayaa waxaa sidoo kale burbur xooggan ay gaarsiiyeen dhismayaal.
Maalmihii lasoo dhaafay ciidanka Soma liland iyo kuwa Maamulka cusub ee Khaat uma ayaa Dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wa day bariga M/L/ca anood ee Xarunta G/Sool, halkaas oo muddooyi nkii ugu dambeeyay ay isku horfadhiyeen dhinacy ada.
Caro xoogan oo ka dhalatay sarkaal maydkiisa lagu jiiday Gacan-Libaax
Qaar kamid ah ehellada Marxuum Axmed C/hi Maxamed Bile oo ahaa sarkaal ka tirsanaa ciida nka Somaliland, isla-markaana kamid noqday ask artii ku geeriyootay dagaalkii Jimcihii ka dhacay buurta Gancan-Libaax ayaa si caro leh uga had lay qaabka loola dhaqmay maydka sarkaalkaas oo la sheegay in la jiiday.Ehellada oo ku sugan M/Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in si ka bax san bani’aadanimada loola dhaqmay marxuumka, isla-markaana maydkiisa lug laga saaray wajiga, taas oo ay ku tilmaameen xad-gudub weyn.
Mid kamid ah ehelladaan oo kasoo jeeda Bee sha Gabooye ayaa sheegay in meesha lagu dilay 9 askari, bale kaliya marxuum Axmed lagu same eyay arrint aasi, isla-markaana ay si adag u cam baare ynayaan falkaasi.
"Waxaa isugu nimid inaan aad iyo aad u cam baareyno falkii foosha xumaa ee lagula kacay sa rkaalkaa maydkiisii, wax aan si adag u cambaar eyneynaa dadkii falkaas geystay, waxaan sidoo kale camb aareyneynaa cid kasta oo falkaas raali ka ah” ayuu yiri mid kamid ah ehellada.
Sidoo kale wuxuu tilmaamay in falka lagu be egsaday wiilkooda kaliya uu muuji nayo halka uu gaarsiisan yahay naceybka loo qabo beesha uu ka soo jeedo, sida uu hadalka u dhigay.
"Sagaal qof oo mayd ah ayaa meeshaa yaa llay sida la sheegay waxa maydkiisa lala soo dhex baxay oo lasoo jiitay oo ca gta madaxa laga saaray waxaa weeye naceyb iyo takoor intiisa la’ eg oo loo qabo beesha uu kasoo jeedo” ayuu mar kale hadalkiisa sii raaciyay.
Dhankiisa Afhayeenka Beesha Gabo oye ee North America oo madasha ka had lay ayaa arri ntaan ku tilmaamay mucjiso, wuxuuna sheegay inay u baahan yihiin in laga jawaabo.
"Ninka waxa uu ahaa nin dowlad ka tirsan oo sarkaal ah ha ahaadee Jamhuuri yad ayuu u dhim anayay cidda uu doono hala gagaalamee arrinka as meel fog ayuu naga gaaray dal iyo dibad, waa ana arrin mucjiso ah” ayuu yiri afhayeenka Bee shs Gabooye ee North America. Afhayeenka ayaa sidoo kale xusay in Axmed C/hi uu u shaqeynayay dowladda, balse abaalki isa uu noqday in maydkiisa afka laga laado.
"Nnin askari ayuu ahaa dagaalka ay galeen iyo geerida midna ma diidin laakiin reer Waqooy iga waxaan isku ogeyn in qofka nool ay afka laa daan ee iskumaan ogeyn inay maydkana afka ka laadi doon aan” ayuu hadalkiisa kusii daray afhay eenku.Ugu dmabeyn waxay ehelladu farriin u direenmadaxda Somaliland, Culimada iyo guud ahaan Soomaalida oo ay ugu baaq een inay ka dhiidhiyaan falkaas foosha xun.
Madaxweynaha Somaliland oo si adag uga hadlay askarta lagu dilay Buurta Gacan Libaax
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa DorraadKhabuuraha Baqiic ee Magaalada Hargeysa kaga qaybgalay aas qaran oo halkaasi loogu sameeyay askartii Jimcihii lagu dilay aagga Buurta Gacan Libaax ee Gobolka Saaxil.
Madaxweynaha Somaliland ayaa mar ka hore sheegay inay xanuunka la qaybsan ayaan qoysa ska iyo ehelada ay ka baxeen askartaasi.
Madaxweynaha oo aaska ka dib Warba ahinta la hadlay ayaa tilmaamay in shar ciga la marsiin doono kuwii ka dambeeyay dilka askartaasi.
"Qaranka Somaliland saddex qodob oo keliya baa la gudboon, marka hore ciddii shirqoolkaa iyo dilkaa gaysatay, mid abaabulay, cid caawiyay iyo mid gacanta gaysatayba in la horkeeno sharciga, oo sida ay Diinta Islaamka ogoshahay la mari yo waa waajib qarankan saaran dad iyo dowladba, xukuumadduna ay garwadeen ka noqonayso." Ayuu yiri Madaxweynaha.
Madaxweynaha ayaa yiri "Hay'adaha Sharci ga waxaa la farayaa in ay howshaa soo dhamey stiraan raadkeeda."
Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynaha Somaliland ayaa xusay in Somaliland ay leedahay cadow bad an, isla-markaana ay dadka reer Somaliland qar an ahaan ugu mideysnaadaan cadowgaasi.
"Qaranka Somaliland inaanu daafacno halgan badan baa loo soo galay, cadow badan buu leeya hay, meelo badan baa la inaga weerarayaa, ina anu qaran ahaan mideysnaano oo qaranka daaf acno waa tan labaad ee Dorraadnala gudboon." Ayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi.
Madaxweyne Biixi ayaa intaasi ku daray "Qar ankani wuxuu ku dhisan yahay wadatashi, wax wada lahaansho iyo is dhaxgal, taana waxaa lagu gaari karaa keliya in taladana la wadaago, si wad ata shiyana loo bilaabo doorashooyinka, iyada oo loo raacayo sharciyada dalka u dhisan."
Tan iyo Sabtidii ayaa waxaa soo bada nayay odayaasha, waxgaradka, siyaa siyii nta iyo aqoon yahanada reer Somalil and ee ku baaqaya in Xu kuumadda Somali land iyo jabhadda ka dilaacday Buurta Gacan Libaax aanay qaadin wax tallaabo ah, xaaladdana la dejiyo.
Hoggaanka Dhaqanka Somaliland ayaa M/Har geysa ka soo saaray baaq ay ku sheegayaan in ay soo dhaweyna yaan cid kasta oo kala shaqey naysa nabad gelyada, si aanay dhib dambe uga dhicin Buurta Gacan Libaax.
Wasiir reer finland ah oo sooma alida ku tilmaamay in ay 'geed xun yihiin'
Wille RydmanXIGASHADA SAW IRKA, WILLE RYDMAN Wasiir ka le oo ka tirsan xukuumadda Finland, gaar ahaan xisbiga midigta fog ee Finns Party ayaa la kulmay fadeexad cusub oo la xidhiidha cunsurinimo, ka dib markii far riimo uu u diray saaxiibtiisii hore uu daabacay wargeyska ka soo baxa dalkaas ee lagu magacaabo Helsingin Sanomat.
Wille Rydman, oo farriimaha qoray markii uu ahaa xildhibaan ka tirsan xisbiga isbahaysiga qar anka, ayaa horaantii bishii hore loo magacaabay wasiirka dhaqaal aha.
Rydman waxa uu beddelay Vilhelm Junnila, kaas oo shaqada ka tagay ka dib markii uu hadalkiisii cun surinimada ahaa iyo xidhiidhka uu la lahaa kooxaha neo-Nazigu ay soo shaac baxeen.
Farriimaha cusub ee la daabacay waxaa ka mid ahaa in Rydman uu ku eedeynayo Soomaalidu in ay ugu faafayso dalkaas sida cawska oo kale ama geed xun oo ka baxaya meelo aan munaasib ahayn; wa xaana sida oo kale uu sii baa hiyey oo la sii wad aagay ereyada hees sida muuqata uu tiriyey xildhibaan kale oo ka tirsan xisbiga Finns taas oo ka hadlaysa qof muslim ah oo dalkiisa ka tagay oo gabadh kufsaday.
Rydman wuxuu u soo jeediyay saaxiibt iisii hore in heestaas ay u qalanto, isla mar ahaantaana si fiican loogu heesi karo xilliyada ay socdaan xafla daha ardaydu.
Wasiir Rydman waxa uu ka cawday indho-share erka ay haweenka Muslimiinta qaarkood xidhaan; wuxuuna dadka ka soo jeeda Bariga Dhexe ku tilma amay "Daay eer" iyo weliba kii ‘saxaraha’
Tifaftiraha guud ee wargeyska Helsin gin Sano mat ayaa qiil uga dhigay sababta daabacaadda fariimahaas gaarka ah ee la moodo in Rydman uu u diray saaxiibtiisii hore, lagama maarmaan ahaayeen, isla mar ahaantaana arrintani ay khusayso sha cabka ayna guud ahaan dalka oo dhan mu hiim ta hay in wax laga ogaado aragtiyaha gaarka ee was iirku qabo.
XIGASHADA SAWIRKA,HELISINK
Sidee looga falceliyey hadalkaas?
Hogaamiyayaasha siyaasadda Finland ay aa muddooyinkan dan belooga bartay, ku dha waad toddobaad kasta, inay ku dha caan fadeexado cusub, kuwaas oo bada naa la xidhiidha Xisbiga Finnishka - oo ka mid ah afarta xisbi ee ka kooban tahay dawladda wadaagga ah ee garabka midig.
Raiisel wasaare Petteri Orpo ayaa horraantii bis han sheegay in inkasta oo fariimaha ay ahaayeen ku wo sir ah, had ana luuqadda la adeegsanayey ay ahayd mid aan habboonayn.
"Ma aqbali karo habkan oo kale in aan u had allo," Orpo ayaa yidhi.
Hoggaamiyaha xisbiga Finns Riikka Purra, oo hor e ay u gilgishay fadeexad cun suriyad ah bishii Luul yo, ayaa sheegtay in fariimahaasi ay ahaayeen ku wo aan hab boonayn; halka Rydman laftiisana uu til maamay in tallaabo sharci la tiigsan doo no wargey skaa baahiyey codkaas iyo farr iimahaas sirta ah.
Eva Biaudet, oo hore u soo noqotay wa siir, garya qaan, iyo musharax madaxwe yne oo xisbiga SPP – oo ka mid ah asx aabta yar yar ee dowladda – ayaa ku boorisay xisbigeeda in ay ka baxaan dowl adda. Hoggaamiyaha xisbiga, Anna-Maja Henriksson, ay aa sheegtay toddobaadkii hore inay weli rajaynayso in Rydman uu raalli-gelin buuxda ka bixiyo hada lladiisii XIGASHO:-BBC
TALLAABOOYINKA AAD QAADI KARTO HADII AKOONGAAGA LA JABSADO INTA AAN SAWIRADAADA LA FAAFIN.
Waa arrin dabiici ah in qofku uu ka welwelo suu urgalnimada in ay soo wejahdo in la fashiliyo ama la baahiyo xogtiisa gaarka ah, gaar ahaan xilli dha cdooyinka la xidhiidha jabsashada xogtu ay muddooyinkan danbe is dabajoog noqdeen.
Haddi aynu eegno UK, talaadadii, mid ka mid ah haayadaha kormeera doora shada Ingiriiska ayaa shaaca ka qaaday inay dhibane u yihiin "weerar ca sri ah oo dhanka internetka ah" kaas oo laga yaabo in uu saameeyay malaayiin codbixiy e aal ah.
Waxa kale oo soo baxday dhawaan in xogta gaar ka ah ee saraakiisha booliiska Waqooyiga Ireland si khaldan loo daabacay.
Laakiin maxaad samayn kartaa haddii aad ka we lwelsan tahay in xogtaada khaa ska ah la faafiyey, sideese uga hortagi kartaa inay taasi dhacdo?
Intee in leeg ayay xogtaadu aammin tahay?
Guud ahaan, marka hay'ad dadweyne sida Booli iska Waqooyiga Ireland oo kale ay ka jawaabayaan codsiyada la xidhiidha Xorriyadda Macluumaadka, waa inay ka saaraan boggaas dhammaan xogta sha khsi ahaaneed si gaar ah tooda, ee iyaga lagu garan karo. Laakiin kiiskan, booliisku waxay si khalad ah u bixiyeen xogtoodii oo ay ahayd in ay ahaato mid sir ah, taasoo keentay in qaar ka mid saraakiishi ciidan ka iyo qoysaskoodiiba ay hadda ku sugan yihiin xaal ad ay ka walaacsan yihiin ammaankooda.
Marka la eego weerarkii dhanka Inter netka ee is aguna saameeyay codbixiy aasha Ingiriiska, guddiga doorashada ayaa raaligelin siiyay dadka ay saame ysay balse waxa ay ku sheegeen shabakadooda in xogta ay hayaan ay tahay mid "xadeysan", inta ba dana ay ku jirto bogagga guud iyo goobaha dadw eynaha.
Waxaana komishanku sii raaciyeen intaas aanay khatar sidaa u baahsan kee naynin.
Waxaana dadka loo sameeyey meel ay ka ogaan karaan in xogtoodii la jabsaday iyo in kale, sida ay komishanka doora shooyinka ee Britain sheegeen.
Maxaad samayn kartaa si aad xogtaada u ilaaliso?
Haddii aad u malaynayso in nambarra daadii sirta ahaa ee akoonkaaga la xaday, waxaa wanaagsan in aad iska beddesho. Laakiin waa inaad ka taxadirtaa inaa dan ka jawaabin iimaylka ama farriinta kugula talinaysaa inaad sidaa samayso, waayo waxay no qon kartaa isku day lagugu khiyaamayn karo - taa beddelkeeda waa inaad si caadi ah u booqataa goo bta aad ku lahayd akoonka, oo aad ka beddesho we edhahaaga ama nambarra daada sirta ah halkaas.
Tani sidoo kale waa sababta ay mu hiim u tahay in la haysto fure sireed oo kala duwan kuwaas oo kuugu kala xidh naada akoonnada kala duwan.
Markasta oo aad ilaaliso furahaaga sirta ah una kala beddesho meelaha kala duwan ee aad isticmaa sho, waxaa aad yaraanaya khasaaraha ku soo gaa dhi kara. Waayo, kuwo wax jabsadaa hal ak oon oo ay kaa jabsadaan markaas uma sa hli doonto in a koon kasta oo aad leedahay ay u dhacaan, kaas ke liya ayaa ay ku koobnaan doonaan, dabcan arrint aasina waxa ay dhimaysaa khasaaraha.
Kolka ay tahay is ilaalinta intenetka, wa xyaalaha kale ee ugu muhiimsan ayaa ah feejignaanta.
Daraasad uu dhowaan sameeyay Ban giga Ba rclays, oo la daabacay Arbacadii, ayaa muujisay in 87 boqolkiiba dhammaan khiyaamooyinka wax lagu jabsado ee ka dhaca aaladaha teknolojiyadda ay u badan yihiin kuwo ka dhaca barnaamijyada shuka ansiga, baraha bulshada iyo suuqyada wax laga gato ee internetka.
Daraasadu waxay sheegtay in khiyaa mooyinkani ay sii kordhayaan, oo si yar oo lama filaan ah qofka loo khaldayo.
Waxaana ay ku talisay daraasadddu in lagama maarmaan ay tahay in tallaabo la ga qaado dadkaas iyaga oo ay midaysan yihiin haayadaha tignoolajiyad da, dawlad aha iyo waaxaha xeerar samaynta ku sha qo lihi.
Tallaabooyinka ugu fudud ee se aad ka hortegi karto in la jabsado akoonnadaada internetka ah, a yaa ka bilawda in aad sam aysato marka hore na mbar sireed xoog gan, kuwaas oo ku kala duwan mid kastaa goobta uu yahay, sida oo kalena iska il aalio email-da iyo farriimaha kaaga iman aya dadka aanad aqoon iyo in aad ka feejignaato marka aad booqnayso bogag ga iyo goobaha aanad aqoon.
XIGASHO:-BBC
Ra’iisul Wasaaraha KMG ah ee dalka Pakis tan oo la doortay
Senator Anwarul Xaq Kakar oo ka tir san xisb iga Balochistan Party (BAP) ay aa waxaa loo doo rtay Ra’isul-wasaaraha KMG ee dalkaasi Pakistan
Waxa xilka Sii-haye RW loo gu doortay si uu dalka u sii hogg aamiyo inta laga soo dooranayo Xukuumad Cusub.
Qoraal ka soo baxay Xafiis ka Ra’isul-wasaaraha ayaa lagu sheegay in Maga caabista Ra’isul Wasaaraha K MG lagu dhawaaqay, kadib, Kulan ay RW xilka ka degayo, Shebhaz Shariif iyo Hoggaamiy aha Mucaaradka ee Barlamaanka dalka asi, Raja Rais Dorraadku yeesheen Caasi madda dalkaasi ee Islamabad.
Dhanka kale, Madaxweyne Arif Alvi waxa uu ansixiyey Magacaabista Ra’isul-wasaaraha KMG,Anwarul Xaq Kakar, Ka dib, markii lagula taliyey arrintaasi.
Ra’isul-wasaaraha KMG ee dalkaasi waxa uu Xilka si Rasmi ah ula wareegi doo naa bishan August 14-da.
CIYAARAHA:Ronaldo oo ku hoggaamiyay kooxdiisa Sucuudiga ee Al-Nasri horyaalka naadiyada Carabta.
Ronaldo ayaa labo gool oo uu dhaliyay ku hog gaamiyay kooxdiisa Al-Nasri koobkii ugu horre ey ay ee naadiyada Carabta, in kastoo ay sagaal ciy aartooy ku dhamay steen waqtigii dheeriga ahaa.
Ciyaarya hanka reer Bortaqiis ee 38 jirka ah ayaa kaalin mug leh ku lahaa inay ka soo laab taan gool lagaga hormaray ciy aartii ay la ciy aareen kooxda isla Sucuu diga ka dhisan ee Al-Hilaal, ciyaarta kama dambeys ta koobka naadiyada Carabta, kaas oo ay ku badiyeen 2-1.
Ronaldo ayaa dhaliyay goo lka barbarra ha ka hor inta aan ciyaarta laga saarin Abdulelah Al-Amri and Nawaf Boushal oo labaduba u ciy aarayay Al-Nasri Ronaldo ayaa gool kale dhaliyay qaybtii hore ee waqtigii dheeriga ahaa ee ciyaarta lagu daray kaddib markii ay barbarro 1-1 ah ku dhaamatay sagaashankii daqiiqo ee ciyaa rta, sid aas ayuuna koobkiisii ugu horree yay kula guul eystay kooxdiisa Al-Nasri. Ronaldo ayaa sidoo kale ku guuleystay inuu noqdo gool dhaliyaha tar tanka kaddib markii uu dhaliyay lix gool.
Tartanka naa diyada Carabta, waxa ka qayb galay naadiyada ugu sarreeya wada mada Sucu udiga, Qatar, Imaaraatka, Ciraaq, Morooko, Tunis iya iyo Aljeeriya.
WAX KA OGOW FAA'IIDADA UU KUU LEEYAHAY LOOSKA OO AAD MAALIN WALBA CUNTO
Loos
Saynisyahannada ayaa ogaaday in dadka da’da dhexe iyo waayeellada cuna gacan buuxda oo loos ah maalin walba ay arki karaan isbeddel caafi maad oo ku yimaada.
Waxay sheegeen in boqolkiiba 17 uu hoos u dhigayo isku buuqa.
Dadka maalin walba cuna 30 garaam oo los ah – no ocyadiisa walnuts, alm onds, Brazil nuts, cash ews, hazelnuts, iyo pist achios – ayaa la ogaaday inaysan qabin xanuunka qulubka.
Baarayaasha ayaa u maleynaya in maaddooyinka suntan ka ilaaliya jirka eek u jira looska ay saameyn wanaagsan ku leeyihiin caafimaadka maskaxd eenna.
Daraasadda laga sameeyay arrintan ayaa xogteeda laga soo qaatay kala bar milyan qof oo u dhashay dalka Britain kuwaasoo sanado la baarayay.
Daraasaddan ayaa lagu daabacay joornaalka Clini cal Nutrition.looska
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Sida wiilkan Soomaaliyeed ku noqday duu liye caalami ah iyo waxyaabaha ka qabsada Soomaalida
"Loosku wuxuu u fiican yahya xasaasiyadda ilmaha"
In carruurta yaryar - ee ay da'doodu u dhax eyso afar iyo lix bilood - la siiyo looska shii dan ayaa si aad ah u yareyn karta xasa asiyadda, sida ay sheegeen saynisyahannada.
Baaritaan la sameeyay bishii March ee sanadkan ayaa lagu sheegay in looska shiidan oo la siiyo ilmaha ay yareneyso 77% xasaasiyadda.
Waxay sheegeen in talada dowladda ee ah inaan carruurta la siin cunno adag ilaa ya ka gaarayaan lix bilood, ay tahay in la beddelo.
Khubarrada ayaa ka digay in carruurtu ay ku margan karaan looska oo sidiisa ah haddii la siiyo kuwa ka yar da'da shanta sano.
Talada waaxda caafimaadka ee Ingiriiska, NHS, ayaa ah in looska la jejebiyo amaba la shiido, markaasna la siin karo marka ay carruurto gaaraan lix bilood.
Ilmaha ayaa diyaar u ah in la siiyo cunno haddii:
haddii ah fadhiga isku celin karaan, iyagoo madaxdooda si qumman u ceshanaya
inan si fiican u maamuli karaan indhahooda, gacmaha iyo afka ayna eegi kar aan cunnadooda, ay soo qabsan karaan afkana gashan karaan
ay liqi karaan cunto, beddelkii ay soo tufi lahaayeen
Loos
Maaddooyinka sunta ka hortaga ee ku jira dufanta omega-3 ee laga helo nooc looska ka mid ah oo lagu magacaabo walnuts ayaa sare u qaadi kara xusuusta iyo hab fekerka.
Dhanka kale, loosku wuxuu leeyahay dufan caafimaad leh iyo saliido ay u baahan tahay maskaxdeenna si ay si hagaagsan ugu sha qeyso, iyo sidoo kale fitamiinno iyo macdan sida tan selenium eel aga helo looska no oca Brazil nuts.
Saynisyahannada ayaa ku talinya in maalintii la cuni karo ilaa 1/4 koob.
Waxaa looskan lagu dari karaa waxyaabaha kale ee aa cunno amaba sidooda ayaa loo cuni karaa.Loos
Looska nooca almonds, waxaa ka buuxa dufan u fiican wadnaha, maad dada fibre iyo vitamin E, waxaana ku jira xaddiga ugu badan ee calcium.
Maaddadan calcium ayaa ah mid uu jirk eennu u baa han yahay waxayna ilaali saa lafaha iyo sidoo kale nee rfayaasha iyo murqaha.
Dufanta faa'iidada leh iyo fibre-ka badan ee ku jira almonds ayaa la micno ah inay naga caawin karaan xakameynta heerarka cholesterol-ka, si loo ilaaliyo caafimaadka wadnaha.
Inaad cunto looskan oo qoloftiisa qaba ayaa sii leh faa'iidooyin gaar ah; wuxuu caawiyaa dheefshiidka.Waxaa maqaarka looskan ka buuxa maaddooyin jirkeenna ilaaliya oo ay ka mid tahay flavonoids oo jirkeenna sunta ka ilaalisa. XIGASHO:-BBC
Feeryahan Muslim Ah Oo Diiday Inuu Ta babaro Ninka Ugu Taajirsan Adduunka
Warbaahinta caalamka ayaa tebisay in Khabib Nurmagomedov oo ah feery ahan caalami ah oo u dhashay dalka Ruushka uu diiday codsi ugu yimid maalqa beenka leh shirkadda X (Twitter), Elon Musk.
Ninkan oo hadda kaalinta koobaad kaga jira maalqabeennada dunida ayaa tartan feer u ballansaday milkiilaha Facebook, Mark Zuckerberg.
Labada maalqabeen ayaa bilihii la soo dhaaf ay waxaa ka dhexeeyay xifiltan xoo ggan oo dhanka tiknoolajiyadda ah, waxa ayna taa horse eday in ay isu ballansadaan tartan feer.
Wakaaladda wararka ee Ruushka, TASS, ayaa sheegtay in Khabib oo lagu naanayso "The Eagle” uu diiday codsiga uga yimid Elon Musk.
"Elon Musk waxa uu doonayay in Khabib Nurmagomedov uu ka caawiyo isu diyaarinta feerka uu la ciyaari rabo Mark Zuckerberg. Hase yeeshee Khabib waa uu diiday codsigaas, sababtuna ma uusan shaacin,” ayay sheegtay wakaaladda.
Bishii June ayay ahayd markii ay labada maalqabeen ku heshiiyeen in ay feertamaan.
Guddoomiyaha shirkadda Ultimate Figh ting Championship (UFC) ee qaban-qaab isa tartannada feerka, Dana White, ayaa sheegay in labada nin ay dhab ka tahay arrintaas, oo lacagta ka soo baxda tarta nkaas ay ugu deeq doonaan hay’adaha samafalka.
Musk ayaa sheegay in dowladda Talya aniga uu kala hadlay martigelinta feerka oo uu rabo inuu ka dhaco "goob taariikhi ah”.
Wasiirka dhaqanka ee Talyaaniga, Gennaro Sangiuliano, ayaa sheegay in la gala hadlay arrinta feerka, balse aanu ka dhici doonin goobaha taariikhiga ah ee caa simadda Roma.
Balse Musk ayaa sheegay in madaxda Talyaaniga ay oggolaadeen in feerka uu ka dhaco goob qadiimi ah, waxa uuna bee niyay in qaban qaabada ay leed ahay shir kadda UFC.
Feeryahan Khabib
Sanadkii 2020, Khabib Nurmagomedov ayaa feerkiisii ugu dambeeyay la cay aaray Justin Gaethje, Markii uu ka guulaystay ayuu shaaciyay in uu ka fariistay gebi ahaanba tartannada feerka.
Waxa uu warkaas ka shaaciyay goobta uu feerka ka dhacay, isagoo intaa raac iyay in go’aankaas uu ahaa mid u qarsoon oo aanay cidna la ogeyn.
Go’aanka ayaa daba socday geerida aabbihii Abdulmanap, oo sidoo kale u ahaa tababare. Waxa uu Khabib sheegay in hooyadii uu ka ballanqaaday in uu gebi ahaanba joojin doono feerka, waxa uuna tan iyo waagaas diiday fursado uu dhaqaalo badan ku heli karay haddii uu xirfa ddaas ku soo noqdo.
Ka dib markii uu ka fariistay feerka, waxaa uu muddo kooban tababare u ah aa saaxiibbadii iyo qaar kamid ah kooxdiisa, balse markii dambe taana uu jooj iyay. Waxaa suuragal ah in arrintaas ay sababtay inuu diiddo codsiga uga yimid Elon Musk. XIGASHO:-BBC
Dab Dhulka La Simay Magaalo Dhan & Meydadka 100 Qof Oo Laga Helay
Magaalo dhinac weliba looga soo dalxiis tegi jiray dunida ee dadkeedu ay faraxsanaayeen ayaa todobaadkan ka kacay dab xoog badan, Waxayna magaaladii noqotay mid halaagsantay.
Dadkii ku noolaa magaalada Lahaina oo ka tirsan dalka Mareykanka ayaa noqday kuwo cararay, kuwo diyaarado lagu qaaday iyo kuwo dhintay.
Waxaa ay madaxda Mareykanka sheega yaan Dab noocani oo kale ah oo ilaa magaa lada oo dhan saameyn ku yeeshay aysan weligood horey u arag’. Si kooban loo dhigana Magaalo xeebeed qurux badneyd ayaa dambas noqotay, Waxy aabaha dabka keenayna ilaa iyo hadda waa mid la isku khilaafsan yahay.
Tirada dhimashada dabka ka kacay kaymaha Maui oo ku taalla Jasiiradda Marayknka ee Hawaii ayaa gaartay 93 qof, taasoo ka dhigaysa tii ugu dhim ashada badnayd muddo ka badan qarni, waxayna u muuqataa in tiradaasi sii kordhi doonto maalmaha soo socda maadaama qolyaha badbaada oo wata eeyaha wax uriya ay sii wadaan inay raadiyaan maydad kale.
Burbur baaxad leh ayaa gaaray dhismayaal deegaanka ku yaala, iyadoo gawaari badan ay dhalaaleen kaddib markii uu dab qabsaday. Dadka ayaa lagasoo gurayaa biyaha badda oo ay badbaado ka doonteen. Qiimaha dib loogu dhisi karo magaalada Lahaina oo ah magaalo dabku baabi’iyay ayaa lagu qiyaasay $5.5 bilyan, waxa burburay kaabayaal dhaqaale oo gaaraya 2,200, iyadoo dhul beereed gaaraya 850 hiktar uu gubtay
HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILYN NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 14-KA AGOOSTO 2023-KA
..