HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 7-DA AGOOSTO 2023-KA

0
Monday August 07, 2023 - 08:31:21 in Wararka by
  • Visits: 549
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO: WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 7-DA AGOOSTO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxtooyada oo Shaacisay in Madaxw eyne Xasan Sheekh uu si kumeel gaar ah ugu sii shaqeyn doono magaalada Dhuusamareeb

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxa muud iyo wafdi balaaran oo uu hoggaamina ayay oo gabal dhacii Dorraad gaaray maga alada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamul ka Galmudug ayaa halkaasi waxaa si diiran u gu soo dhaweeyay madaxweynaha maa mulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, ku xigeenkiisa, wasiiro, Xildhiba ano, saraakiil ciid an iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reer huusamareeb.

Agaasimaha Xaf iiska arfaafinta iyo xariirka Warba ahi nta ee Madaxto oya da Soomaaliya Cab duqaadir Cali Dige ayaa sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu si ku meel gaar ah uu shaqooyinkiisa caadi ah uga sii wadi doono magaalada Dhuusamar eeb ee xarunta maamulka Galmudug.

"Waxyaabaha muhimadda u leh dowladni mada iyo dowlad dhiska ayuu ka shaqeyn doon aa inta uu magaalada joogo madaxweynaha ta asi oo ay u horreyso amniga iyo dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda deegaanada maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle” ayuu yiri Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabd uqaadir Cali Dige.

Agaasimaha ayaa sidoo kale sheegay in horumarka Soomaaliya ay hortaagan yihiin ko oxda Al-shabaab, islamarkaana haatan ay Ciid amada dowladda u diyaar garoobayaan waree gga labaad ee dagaalka ka dhan ah Al-Shab aab oo ka bilaabanaya deegaanada ay kooxda kaga sugan yihiin maamulada Galmudug iyo Hirshabelle.

Gabagabadii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda si rasmi ah ugu dhawaaqo wajiga labaad ee howlgalka dalka looga ciribtiraayo Ururka Al-shabaab.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay ku xigeenka Ergayga QM ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergey ga Q/Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soom aaliya Marwo Anita Kiki Gbeho.

Ku-xigeenka QM ayaa Guddoomiyaha ku bogga adisay shaqada uu qabt ay Baarla maanka intii uu socday kalfadhiyadii la soo dhaafay iyo doorkiisa odaytanimada leh uu ka cayaaray dib u heshisiinta dalka.

Dhanka kale waxay kawada hadleen in Bar lamaanka ay kala shaqayn doonaan dhanka hormarinta iyo tababarada Xildhib aannada. Si doo kale waxay isla soo hadal qaadeen dhama ystirka Dastuurka KMG ee Jamhuuriyadda iyo dagaalka lagula jiro kooxda Khawaariijta ah.

R/W Xamse oo kulan la qaatay Lataliya ha Dimuqraadiyadda ee W/Arrimaha Dibadda Maraykanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fede raa lka Soomaaliya Md.Xamsa Cabdi Bare, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliy aha Dimuqraadiyadda iyo Xuq uuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Marayk anka Md.Xamse Warfaa oo soo gaa ray dalka.

R/Wasaaraha ayaa xusay in Xa msa War faa uu caddeyn u yahay firfirco onida iyo dad la dhaqanka ay ku tilmaa man yihiin dadka Soom aaliyeed, meel ka sta oo ay adduunka ka joog aan, waxa uu na sheegay in doorka muuqda ee ay ku leeyihiin dalalka horumaray looga baah an yahay in uu ka muuqdo dhulkooda hooyo.

R/Wasaaraha iyo Lataliye Warfaa ayaa iska xogwareystay xaaladda dalka, dagaalka ka dha nka argagixisada, qor sheyaasha horumarinta dimuqraadiyadda iyo xuquuqul-iinsaanka dalka.

R/wXamsaayaa la wad aagay sida ay XFS mudnaanta u siisay ilaalinta xurriyadda hadal ka, madaxbannaanida saxaafadda iyo xaq iiji nta xogsiinta shacabka ee arrimaha dow ladn imada.

Dhankiisa, Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xu quuqul Iinsaanka Wasaaradda Arri maha Dibadda Maraykanka Mudane Xam se Warfaa ayaa uga mahad-celiyey Ra’ii sul Wasaaraha soo dhaweynta wanaagsan iyo kulanka miro-dhalka ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir jaraa’id ku faah-fahiyay cabashooyin maal mahan ka tagnaa Caasimadda

Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Mu qdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Ma daale) oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Aqal ka Dowladda Hoose Xamar ayaa ka hadlay dhacdooyin dhulka la xariira oo maalmihii la soo dhaafay ka taagan Caasimadda.

Guddoomiye "Madaale "ayaa Ugu hor eyn. ka hadlay dhulka Kaasa Italia ee de gmada Xa marweyne,oo uu sheegay in dhulkaa uu lahaa Talya aniga, ayna hadda soo dalba day safaar adda dalkaas, isla-markaana ay rabto inay ku shaqeyso dhul kaasi.

"Arrinta Kaasa Italia sida aan la socono wa xaa iska leh Taliyaaniga safaaradda Ta lyaan iga warqadda ay soo dirtay waa taas, sidaas darteed waxay dalbadeen in loo ba nneeyo, marka Kaasa Italia shaqsina ma laheyn cid gaar ah oo laheydna ma jirto” ayuu yiri guddoomiyuhu.

Waxaakale uu Guddoo miyaha ka hadlay muran dhu loo isna ka socda deega anka Gubadley iyo Xaafadda Wax ar-Cadde , isaga oo sheegay inay la socdaan qay lo dhaanta kasoo yeertay dhulalkaasi, wux uuna xusay in qof welba oo ca basho ah uu caddaalada u doonto garsoorka.

Sidoo kale waxa u sheegay Guddoomiy ah in maamulka uu sameeyay xafiis u gaar ah ca bashooyinka cidii cabasha qabataana ay tahay in ay la xariirto si loo dhageysto.

Sidoo kale wuxuu ka hadlay Dhulka Warsha dda Isbuunyada ee ku dhow xeyd aabka garo onka Aadan Cadde, halkaa oo dadkii daganaa laga raray,isagoo sheegay in warqayad ay u soo diray hay’adda duuli sta rayidka ah, isla-ma rkaana ay dalba day in halis amni ay uga ima an karto halkaasi, kadibna uu amray in laga ra ro barakaca yaasha lana dajiyo meel kale balse uusan ka jirin waxa dhul boob.

Sheekh Shariif & Guudlaawe oo ku bax ay xalinta Dagaal beeleed kale oo dhacay

Madaxweynihii ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha dow lad G/Hirshabeele Cali Cabdullaahi Xuseen Gu udlaawe ayaa ayaa Shalay gaaray Magaalada Biya Cade ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sheekh Shariif iyo Madaxweyne Guudlaa we oo maalmihii lasoo dhaafay ku sug naa bur ka diirimeed ayaa Biya Cade uga qeybgalay Shirweyne nabadeyn ah oo ka dhacay Magaal adaaas.

Shirkaan naba de ed oo ay kasoo qeyb g aleen Gudoomiya ha G/Sh/Dhexe Md. Axmed Meyre Makaraan Maam ulka Degmada Mahadaay iyo Biya cade iyo Masuuliyiin kale ayaa lagu soo gunaan aday madmadow ka dhex jiray beelo wal aalo ah oo wada dega Dee gaanka Biyaha cade.

Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay Maam ulka iyo Bulshada deegaanka sida ay u maare eyeen gacan ka hadalkii ka dhacay deegaanka, isagoo ugu baaqay bulshada Biya Cade inay xoojiyaan nabadda deeg aanka iyo wadajirka bulshada.

Shiinaha oo DFS ku wareejiyay Lacag loogu talagalay in lagu daabulo Gargaar

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Mus iiboyinka Qaranka Sooma aliyed ee SoDMA Maxa muud Macalim Cabdulle ay aa Shalay xarunta dhe xe ee hay’ adda So DMA ku qaabilay Danjiraha Dowla dda Shiinaha u fa dhiya dalkeena Fea Shen gchao .

Kulanka Guddoomiyaha iyo Safiirka Shiia ha waxaa goobjoog ka ahaa xubno katirsan madaxda hay’adda SoDMA,

Safiirka ayaa Guddoomiyaha ku ware ejiyey lacag ka badan 150,000 oo dollar oo ay ugu tal agaleen in lagu daabulo gargaar mucaawino ah oo hore ugu soo wareejiy een hay’adda So DMA kuwaas oo loogu tal agalay in la gaarsiiyo deeganada Shabaab ka laga xoreeyey, kuwa laga xoreyn doono iyo dadka ay saameeyen Abaaraha.

Kulanka sidoo kale waxaa looga hadlay in Dowladda Shiinaha hay’adda ay ka caa wiso Mashaaricda Horumarinta,Qalabeen ta iyo Dhis ida ceelasha biyaha,Tababara da Shaqaalaha Hay’adda, iyo sii xoojinta Xiriirka hay’adda iyo Safaarada.


Maxkamadda gobolka Banaadir oo Shalay mar kale u fariisatay dacwad ka dhan ah Eedaysanayaal loo haysto musuq

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa Shalay u fariisaneysa fadhiga 3aad ee dhageysiga dac wad loo heysto saraakiil ka tirsan Hey’adda soc daalka iyo Jinsiyadda.

Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Ba naadir oo furay dacwada Shalay ayaa sheegay in fadhiga Shalay uu ku saab san yahay soo ban dhigida dhageysiga cadeey ma xafiiska Xeer ilaalinta ee ka dhanka ah edeeysanayaasha katirsan Hey’ad da socd aalka iyo Jinsiyadda.

Sarkiisha Shalay markale maxkamdda la hor geeyay ayaa kala ah Cabdullaahi Maxa med Cosoble, Cumar Macalin Nuur, Saabir Xa san Cabdi nuur iyo Aadan Max amed Cab di,kuwaa oo dhamaan ku Eeday san xatooyo xoola dad weyne.

Xeer Ilaaliye ku xigeenka maxkamadda gob olka Banaadir, Faarax Cabdiraxmaan Jaamacayaa maxkamadda horteeda ku soo bandhigay cadeymo lid ku ah edeeys anayaasha,iyoo Qa reenada u dooday edey sanayasha dhakooda ay ka horyimadeen edahaasi

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxa muud ayaa horay u sheegay in ays an mar naba aqbali doonin in la musuq ma asuqo han tida ummadda ee ay dowladda mas’uulka ka tahay.

Madaxweyne Deni oo mar kale wajaha ya khilaaf loogasoo horjeedo door ashada qof iyo cod

Qaar kamid ah Ururada mucaaradka iyo od ayaasha dhaqanka Puntland ayaa ka horyimid qorshaha madaxweyne Deni ku doonayo inuu ku qabto doorasho qof iyo cod ah, iyagoo ku eedeeyay inuu qaab qa ldan u maray furista dastuurka Puntland.

Ururka Mideeye oo ah ururka ugu weyn mucaaradka ayaa qaa dacay doorashada uu madax weyne Deni ku baaqay, iyagoo sharci darro ku tilmaamay tallaabada guddi ga doorashada uu kusoo saaray 8 xisbi ah oo doorashada ka qeyb galaya.

Mideeye waxay marin habaabin ku til ma ameen hadaladii madaxweyne Deni uu ka she egay xafladdii kowda August, iyagoo sheegay inaysan qeyb ka ahayn doorasho 1 dhinac ah.

Waxay ka digeen cawaaqib xumada ka dha lan karta waxay ugu yeereen damaca gurrac an ee madaxweyne Deni. Waxay isimada ugu baaqeen inay meel iska dhig aan khilaafkooda una midoobaan bad baadinta Puntland.

Dhinaca kale maalin kahor guddi isugu jira aqoonyahanno iyo odayaasha dhaqan ka ee gobolka Nugaal ayaa soo saaray ba yaan ay kagasoo horjeedaan doorasho qof iyo cod ah, iyagoo ku baaqay in dib loogu laabto habkii qabaliga ahaa ee xulista baa rlamaanka Pu ntland.

Waxay saluug ka muujiyeen waqtiga harsan inaysan suurtagal ahayn in lagu qaban karo do orasho qof iyo cod ah, iya goo sheegay in loo baahan yahay in beelu hu bilaabaan xulista baarlamaanka.

DFS iyo UK oo ka wada hadlay dardar geli nta wada-hadallada Somaliland

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha Soo maaliya u qaabilsan Arrimaha Soma liland Cab dikariim Hussein Guled ayaa Shalay kullan mu hiim kula qaatay #M uqdisho Safiirka Dowl adda UK ee Soom aaliya.

Labada dhinac ayaa waxaa ay ka wadahadl eyn dardargal inta qorshaha Wad ahadallada DFS iyo Somaliland iyo bo oqashadii uu dha waan Safiirka ku tagay M/Harge ysa ee Somaliland.

Ergayga ayaa Safiirka iyo Dowladiisa UK uga Mahad celiyay taageeradooda joog ta da ah oo ay la garab taagan yi hiin Soomaaliya

1XBET iyo Maxkamadeynta Sarkaal ku turu feeyay Qorya ciidan iyo Hanti shacab

Maxkamadda ciidamada qalabkan sid da ayaa soo gabagabeysay dhgeysiga dac wad loo heysto Xidigle/Boolis Maxamed Tahliil Ca bdi oo lagu eedeeyay inuu iib saday labo qori oo AK47 ah oo ay lahaay een askar ka tirsan ci idanada Booliska Soo maaliyeed, lacagta uu hubkaas ku iibsada yna wuxuu ku ciyaaray ciya arta la yiraahdo "1XBET”.

Sarkaalkan ka tirsan ciidamada Booli ska ay aa tijaabiyay farsamo ugub ah wa ana u meel-martay, sida uu eedeysanaha ka hor qirtay Maxkamadda.

Shaxdan si aadan ugu war eerin bal had da si wanaags an u dhugo sheekadan, Xi digle Maxamed Tahliil Cabdi oo ah Baare hay’adda dambi baarista C.I.D-da ka tir san, ma diidana in sha cab iyo ciidanba is ku dulmaray, wuxuu lahaa yool ah ka guul gaarista ciyaaraha kasiinooyin ka ee online lagu soo daray.

”Md.Garsoore waa jirta qorshaha inaan qaat ay, waxaa ku soo haray lacagta aad sheegeys id afarta boqol ee dollar iyo sad dexda boqol, la bo iyo labaatanka dollar ah, lacagta dhammaan ma wada qabo qaar ayaa ka qabaa lacagtaas,” ayuu yiri Xididg Maxamed Tahliil Cabdi oo maxkamadda ka hor hadlayay.

Haddaba, Game-ka 1XBET, sharaxaad koo ban hanaga siiyo Maxamed Cabdull aahi Khaliif oo ah ku-xigeenka xeer ilaaliya ha guud ee ciid amada qalabka sida.

”Md.guddoomiye eedeysanaha wuxuu istic maalaa aaladda loo yaqaano 1XBET, applica tion-kaas teleefoonada ayuu ku jira, waxaa lo ogu talagalay qamarkii lagu ciya ari jiray kasii nooyinka iyo baararka ayaa teleefonka lagu shubay, waxaa loogu talag alay in qof kasta Mo bile-kiisa ka isticmaalo, aplication-kaas guddoo miye waxaa lagu ciyaaraa Game-man lacago la gu helo ,sidoo kale waxaa la saadaaliyaa ciyaa ra ha, kooxdan ayaa badineyso iyo kooxdan ay aa badineyso, waxaas waa waxa lacag ta laga helo,”.

Baaraha kiiskan ayaa garsoorka ciidama da qalabka sida uga sheekeeyay sida ay isugu xi ran yihiin farqaha dambi ee eede ysanuhu u xi ran yahay.

” Sidoo kale, waxaa cadeyman ka qornay oo aan wareysanay guddoomiye maamula ha Hot el ka "New Fatxi”, wuxuu noo sheeg ay in ee deysanaha hotelkiisu soo degay uuna de ggannaa muddo 7-cisho ah, inta uu deggana ana uu yiri warqad Passapor oo magac laga beddelaayo anigaa kuu soo dhammeynaa uu lacag sidaas uga qaa tay,lacagtaas oo gaa reysay afar boqol oo dollar,”.

Inta badan dhallinyarada ayaa si aan ca adi ahayn u isticmaala aaladdan, waxay da’yarta qaar ay rumeysan yihiin in shar iyo xoogaa faa’ ido ahba wada xambaarsan yahay.

Xeer ilaaliye Maxamed Cabdullaahi Kha liif ayaa Maxkamadda weydiistay in laga gaaro kiiskan xukun adag si ay badbaado ugu noqoto badqabka hantida ciidanka iyo dhowrsanaant oodaba.

Dhankiisa, qareenka ayaa codsaday ina an lagu dheereyn, maaddaama eedeysan uhu qirs an yahay dambigiisa.

Ugu dambeyntii, G/le sare Xasan Cali Nuur Shuute guddoomiyaha maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada qalab ka sida ayaa soo xiray fadhigan maxkamadeed.

” Dhageysiga garmaqalka ka dhanka ahaa eedeysane Xidigle/Booliis Maxamed Tahliil Cabdi intaas ayuu ku egyahay maxk amadda ayaana go’aan ka soo saareysa, kiiskana waa inoo xiran yahay,”.

Sheekh Aadan Madoobe Oo Magacaa bay Xubnaha Golaha Uga Mid Noqonaya Baa rlamaanada ACP Iyo EU

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlam aanka Soomaaliyeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay xubnaha Golaha Shacabka uga mid noqonaya Baarl amaanada Afrika, Carribean, Pacific iyo Mido wga Baarlamaanada Yurub.

Xubnaha uu guddoomiyaha baarlamaanka magacaabay ayaa kala ah Saalim Caliyow Ibroow iyo Xildhibaan Farx iyo yuusuf Cumar.

Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoom iya ha baarlamaanka Soomaaliyeed ayaalagu far ay xoghayaha guud ee Baarlamaanka Soomaa liyeed inuu xildhibaanada la magacaabay u gud biyo Baarlamaanada Afrika, Carribean, Pacific iyo Midowga Baarlamaanada Yurub.

Halkan hoose ka aqriso Magacaabista Xubn ahan;

Raysal Wasaare Xamse "Waxaa Shalay si rasmi ah uga bilowday dalka wajigii labaad ee dagaalka cadowga looga xoreynaayo"

Raysal wasaaraha XFS Xamse Cabdi Ba rre ayaa sheegay inuu bilaawday wajiga laba ad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-sh abaab. Xamse ayaa sheegay in mudo kooban lagu soo afjari doono howlgalka ka dhanka ah Shabaab ee ka socda deegaanada maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle, islamarkaana loo gudbi doono deegaanada Jubbaland iyo koon fur Galbeed.

"Waxaa Shalay si rasmi ah uga bilowday dalkeenna wajigii labaad ee dagaalka cadowga looga xoreynaayo, sidaas darteed waa in laga wada qeyb qaato dagaalkaas uu hoggaamin ayo Madaxwey naha JFS Md. Xasan Sheekh Maxamuud" ayuu yiri Raysal Wasaare Xamse Cabdi Barre.

Ra//Wasaare Xamse ayaa sidoo kale xusay in dowladda ay diyaariaay ku dhawaad 10 kun oo askari oo qeyb ka noqonaya wajiga labaad ee dagaalka dalka looga xureynaayo Ururka Al-shab aab, isagoon ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed iney ka qeyb qaataan dagaalka.

"Waxaan leeyahay shacabka soomaali yeed ayuu marnaba dhex dhexaad ha ka noqonina dagaalka ka dhanka ah Sha baab, sababto ah waxa la isku haysto waa jiritaanka ummadda" ayuu yiri Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.

R/wasaaraha Soomaaliya ayaa faray dham maan hay’adaha dowladda iney si wadajir ah uga qeyb qaataan howlgalada, isagoona ugu baaqay xildhibaanada iney tagaan deegaanada ay ka soo jeedaan oo ay dadka abaabulaan kuna dhiirigaliyaan in leyska xureeyo Al-shabaab.

Hadalka Raysal wasaare Xamse ayaa ku soo beegmaya, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku sugan yahay M/Dhuu samareeb oo la sheegay inuu u tagay dardar galinta howlgalka dalka looga saarayo Ururka Al-shabaab.

Laba arrin oo ay ka dhigan tahay ‘baac siga lagu hayo’ basaasiinta Shabaab ee DF

Kooxaha argagixisada, gaar ahaan Al-Shab aab ayaa muddo fog la aaminsana inay xubno ku dhex beerteen laamaha amniga ah ee do wladda federaalka ah.

Xubno caqiido ahaan u raacsan koo xda, kuwa lacago ka qaata iyo kuwa siyaas adda la gashay ayaa intaba kooxda Al-Shabaab u dhex joogay laamaha ammaanka ee dowladda, laa kiin hadda waxaa bilaab at ay in la kala miirmo.

DFS ayaa maalin kahor baahisay inay baxsadeen laba xubnood oo basaasin u ahaa kooxaha argagixisada kadib markii ay ogaadeen in xogtooda la helay.

Sidoo kale bayaanka dowladda federaalka oo uu akhriyay Wasiirka Warfaafinta Daa’uud Aweys ayaa lagu sheegay in hay’adda Sirdo onka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA ay gacanta ku dhigtay toban xubnood kamid ah xubnihii argag ixisada ugu dhex jiray laamaha ammaanka ee dowladda.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qar anka ee NISA ayaa iyaduna barteeda rasmiga ah ee Twitter-ka ku baahisay inay ku raadjo ogto laba xubnood oo baxsad ah.

Xubnahaan oo magacyadooda ay baahisay NISA ayaa waxay kala yihiin; Cabdisataar Cab diqaadir Ciise iyo Ayaanle Maxamed Cali. Mid kamid ah xubnaha la sheegay inay baxsadeen ayaa ka tirsanaa ciidanka Duufaan, kuwaasi oo ay aas-aastay dowladdii hore ee madaxweyne Farmaajo.

Xubno la xukumay, kuwa xiran iyo kuwa bax sad ah kadib laba arrimood ayay tani ku cade ynaysaa Shalay.

1. Inuu markii hore jiray isku-milan

Dhacdooyinkii la diiwaan-geliyay tobankii billo od ee lasoo dhaafay ee iskugu jira, xubnaha loo xukumay la shaqeynta argagixisada, kuwa u xiran ee hadda baarista ku socoto iyo kuwa u baxsaday dhanka kooxda oo uu ku jiro nin darawal u ahaan jiray guddoomiyihii hore ee golaha shacabka.

Waxay dhamaan ku caddeynayaan inay koo xda heshay fursad ay basaasiin iyo kuwa dhag artooda fududeeya ugu dhex sameysato hay’ adaha ammaanka ee dowladda.

2. Inay socoto shaqo xoog leh

Tallaabooyinkan socda waxay ku xaqiijinayaan in dagaal dhab ah lagu jiro oo aad loo kala mii rmayo, ayna shaqo fiican waddaan madaxda laamaha amniga ee dalka.

Xubnaha argagixisada ee laga yaabo inay weli ku dhex dhuumanayaan laamaha amniga ee dowladda, waxay sugayaan waa qabasho, xukumid ama sida hadda socota inay raggii u shaqeynayeen aadan.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hore u sheegay in kuwa argag ixisada la shaqeeya lagu raadjoogo, qaarna xogahooda la helay, ayna arrimahaasi la kaa shanayaan khub aro caalami ah, iyada oo la adeegsa nayo qalab casri ah.

Wasiir Xasan Macalin oo la wareegay hogga aminta howlgalada lagu xureenayo Ceel buur iyo Galhareeri

Wasiir Xasan Macalin oo la wareegay hog gaaminta howlgalada lagu xureenayo Ceelbuur iyo Galhareeri

Waxaa dhawwaan la filayaa in si rasmi ah u bilowdo wajiga labaad ee howlgalka la doonayo in lagu xureeyo bariga gobolka Gal gaduud, gaar ahaan degmo oyinka Ceelbuur ,Galhareeri iyo deegaannada hoostaga.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tagay Dhuuso mareeb ayaa hoggaaminaya how lgalka, wax aana ka hoos shaqeenaya xildhibaanno iyo wasiirro kasoo jeeda deegaannada Al Shabaab laga saarayo.

Howlgaladii hore ee la doonayay in lagu xor eeyo Ceelbuur iyo Galhareeri waxaa horm uud u ahaa Xildhibaano kasoo jeeda beesha Murus ade, hasa ahaatee waxaa hadda hoggaaminta howlgalkan la wareegay Wasiir Xasan Macalin oo taag eera ka helaya saraakiil ciidan.

Xasan Macalin ayaa Dorraad kamid noqon lahaa wafdiga madaxweynaha, hasa ahaatee wasiirka ayaa safarka ka baaqday kaddib markii xildhinaannada golaha shacabka ku dhageen.

Sida aan xogta ku helay Xasan Macalin ay wehlinayaan xildhibaan Faa’isa Jeyte iyo Cadar Shalaqbeyn ayaa isbuucan gaaraya Dhuusom areeb, waxaana xildhibaannadan safarka ku quruxsanaya wasiir Xasan Macalin ay isku dhaceen xildhibaannada kale ee beesha Muru sade.

Madaxweyne Xasan oo kahor inta uusan Dorraad Muqdisho ka safrin la kulmay xildhiba annada Murusade qaarkood ayaa u sheegay in howlgalka lagu xureenayo Ceelbuur iyo Galhar eeri looga dambeeyo wasiir Xasan Macalin, arrinkan ayaana ka carreesiisay xildhibaann ada qaar oo ka baaqsaday in ay tagaan Dhuu somareeb.

Haddaba Xasan Macalin maku guuleesan doonaa howlgalka lagu xureenayo Ceelbuur iyo Galhareeri ? XIGASHO:-DAYNIILE.COM

Maleeshiyada Al-Shabaab oo ka baxay deeg aan u dhow magaalada Dhuus amareeb

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galad uud ayaa sheegaya in gelinkii dambe ee Sab tidii Dorraad xubnaha Al-Shabaab ay isaga bax een deegaanka Ceel La helay oo u dhow mag aalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Ilo wareedyo deegaanka ah ayaa innoo sheegay in Al-Shabaab ay faarujiyeen xaru mihii ay ku lahaayeen gud aha deegaa nkaas oo qiyaastii 50 KM bari ka xiga Dhuusamareeb.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in koo xda Al-Shabaab ay soo wajahday cabsi xoogan oo ku aadan gulufka dagaal iyo dhaq-dhaqaaq yada ka socda Galmudug oo uu Dorraad gaa ray madaxweynaha Soomaaliya, Xasan She ekh Maxamuud oo si KMG u dagay Dhuus amareeb.

Al-Shabaab inta aysan ka bixin deeg aan kan waxaa la sheegay in la hadleen dadka de egaanka oo ay macsalaame eyeen, wax ayna ku wareejiyeen gaadiid ay ka heysteen.

Sidoo kale waxaa lagu soo warrama yaa in xubnaha Al-Shabaab ee isaga bax ay dee gaanka Ceel La Helay ay aadeen dhanka bari ee howdka deegaankaasi, halkaas oo ay sal dhigyo ku leeyihiin, sida aan ka soo xiganay qaar kamid ah dadka deegaanka.

Xaaladda ayaa haatan ah mid aad u kac san, waxaana ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ay dhaq-dhaqaaq ka wadan agagaarka magaalada Dhuusamareeb.

Deegaanka Ceel La Helay ee ay isaga baxeen xubnaha Al-Shabaab ayaa ah istiraatiiji, wax aana horay mar u qabsaday ciidamada dowla dda, walow ay dib uga soo baxeen.

Arrimahan ayaa kusoo aadayo, ayada oo diyaar garowgii ugu dambeeyay ee dag aalka ka dhanka ah Al-Shabaab ka socdo gobollada dhexe, kaas oo uu jeedkiisu yahay in kooxda Al-Shabaab looga saaro guud ahaan dowlad goboleedka Soomaal iyeed ee Galmudug.

Si kastaba, kooxda ayaa haatan wajah eysa culeys xoogan, maadaama wajigii koowaad lo oga qabsaday magaalooyin muhiim ah, sida Galcad iyo Xarardheere oo ay mudo joogeen.

Ciidamo Somaliland ka goostay oo ku biiray jabhada Buurta Gacan-Libaax

Ciidamo cusub oo kasoo goostay ciidamada Somaliland ayaa Shalay ku biiray jabhada ku sugan buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil.

Ciidankan ayaa sheegay inay markii hore ka tirsanaayeen ciidamada Somaliland ee Laasca anood jooga, iyaga oo sheegay in ay dagaal la galayaan xukuumada Somali land.

Hoggaanka Jabhadda oo halkaasi kusoo dhaweeyay ciidankan kasoo goos tay Somal iland ayaa wuxuu ugu baaqay kuwa kale ee ka mid ah ay iskaga soo baxaan, ayna dulmiga dii daan, sida ay sheegeen.

"Sida nimankaniba uga soo baxeen iskaga soo wada baxa dulmi ayaad ku socoteene, ta naa xaqa, dagaalkan xaqa ah soo gala ee raji imka lagaga xoraynayo waddanka uu baabasa day, dalka iyo dadka iyo diinta.”

Ciidankan ayaa sidoo kale lasoo goostay hubkii ay hore u siisay Somaliland, waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin inay la dagaa laman Somaliland, oo ay hore uga tiirsanaay een ciidankeeda.

Jabhadda oo la magac baxday ‘Dulmi-diid ka’ ayaa waxay dhawaan hanjabaad culus ugu dirtay madaxweynaha, iyaga oo dagaal la galay ciidamada RRU oo dhawaan halkaasi la ge eyay.

Inkasta oo ay jabhaddu faah-faahin ka bi xin waxay ula jeedo magaca ay la bax day ee "Dulmi-diidka”, haddana waxaa soo baxaya warar sheegaya in ay ka gadoodsan yihiin arr imaha siyaasadda ee la isku hayo gudaha Som aliland oo ay ugu horreyso doorasho oyinka, xilli ay dhawaan guddiga doorashoo yinka Som aliland ay soo saareen jadwal doorasho.

Jabhaddan ayaa la sheegay in ay si isko oda ah wax uruursadeen, sidoo kalena ay taag eere dhaqaale ay ka heleen qaar kamid ah qu rbajoogta ay isku deegaanka yihiin, kuwaasi oo dibedda ka wadda olole dhaqaale loogu aruuri nayo jabhadda farriisinta ka dhigatay buurta Gacan-Libaax.

Si kastaba, Somaliland ayaa haatan wajahe ysa xaaladdo is biirsaday, sida dagaalka Laas caanood iyo sidoo kale muran ka dhashay doorashooyinka kusoo foodka leh maamulka, taasi oo horseeday in gudaheeda ka abuurm aan jabhaddo kasoo horjeeda maamulka.

Wiil Bajaajle ah oo Habeen hore lagu dil ay ma gaalada Dhagaxbuur ee dowlad deg aan ka Soomaalida

Wararka aanu ka helayno Dowlad deg aan ka Soomaalida gaar ahaan magaalada Dhagax buur ayaa sheegaya in habeenkii Habeen hore ahayd wiil Bajaajle ahaa lagu dilay gudaha ma gaalada Dhagaxbuur, sida ay sheegeen dad ka degaanka Dhagaxbuur.

Wiilkan la dilay oo Shalay un meydkiisa la ar kay isagoo garab yaala Bajaajtiisa ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Suldaan Cabdi Khaliif wax aana dilkiisa loo adeegsaday Xabad, lamana oga ilaa iyo hadda cidda wiilka dishay iyo saba bta loo dilay faahfaahin dheeri ahna wali lama helin, inkastoo Booliska magaalada Dhaga xbuur uu wado baadhitaanno la xidhiidha dilka wiilkan bajaajlaha ah.

Dadka ku dhaqan magaalada Dhagaxbuur ayaa dhacdadan ku tilmaamay mid argagax leh, waxayna dowladda ka codsadeen in ba adhis dheeri ah lagu sa meeyo dilka wiilkan Baja ajlaha ahaa, isla marka ana cidda lagu helo sha rciga la mariyo.

Inta la xasuusan yahay dhacdadan waa tii u horreysay ee ka dhacda magaalada Dhagax buur, waxayna dadka degaankaasi sheegaya an in haddaan arrinkan aysan dowladdu wax ka qaban inay badan karaan dilalka noocan oo kale ah ee loogaysto dadka ku xoogsada Baja ajta yaryar.

Danjirihii Uganda u joogay dalka Iran oo geeriyooday

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Uga nda, Okello Oryem ayaa shaaciyey in uu Am bassador Maxamed Tezikuba Kisa mbira ku geeriyooday Khamiistii la soo dhaafay Isbit aalka Tehran Hospital.

Lama sheegin waxa sababay geerid iisa, inkastoo uu in muddo ah yara xanuu nsanaa.

Maydka Danjiraha ayaa la fila yaa in dib loogu soo celiyo dalkiisa Hooyo, si Aas Qaran loogu sameeyo.

Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa Da njira ha geeriyooday u magacaabay Xilka Danjiraha Uganda u jooga dalka Iran san adkii 2020-kii

Kenya oo gacanta ku dhigtay 6 ajaanib ah oo u soday inay ku biiraan Alsha baab

Ciidamada amaanka Kenya oo ilaalo xo ogan ka sameeyay xuduudka Kenya iyo Soo maaliya ayaa gacanta ku dhigay lix ruux oo ajaaniib ah oo ku soo jeeday Soomaaliya si ay ugu biiraan Al-Shabaab.

Lixda qof ayaa kala ah, Muhamed Ja had Farah, Saad Suleiman Saleh, Nadrik Mbwana Salum, Abdul Kadir Salum Seif iyo Ali Issa Ali, kuwaas oo dhamaantood u dhashay Tanzania, iyo Hassan Tourabih Kintosa oo u dhashay Uganda.

Markii su’aalo la weydiiyay, lixda qof ay aa qirtay inay u socdeen inay ku biiraan Al-Sha baab ka dib markii ay qo reen oo ay fududeeyeen dad ku kala sigan Tan zania iyo Uganda.

Xiritaanku waxa uu imanayaa wax yar laba 7aad ka dib markii sidoo kale la xidhay saddex nin oo u dhashay Tanzania oo kala ah Abdul Saif Salimu, Zuberi Ng are Mtondoo iyo Seif Abdalla Juma, kuwa as oo lagu xidhay Kor akora, Garissa, ka dib markii la ogaaday inay ku wajahan yih iin Soomaaliya, si ay ugu bii raan kooxda Alshabaab.

Dowladda Kenya ayaa shacabka ku dhii rig elisay inay sii wadaan la wadaaga macl uum aadka hay’adaha ammaanka ee Ken ya.

Shacabka ayaa sidoo kale loogu baaqay in ay feejignaadaan mar walba, islamarkaana ay ku soo wargaliyaan booliska cid kasta oo ay ka shakiyaan dhaq dhaqaaqooda

Doomo siday ku dhawaad 100 tahriibay aal ah oo ku degay Jasiiradda Lamped usa

Ciidamada Ilaalada xeebaha dalka Tal ya aniga ayaa sheegay in ay heleen me ydka haw eeney Afrikaan ah iyo canugeeda kadib markii labo doonyood oo ay la soc deen sagaashan qof oo tahriibayaal ah ay ku degeen jasiiradda La mpedusa

57 qof ayaa la soo bad baadiyay balse in ka ba dan sodon kale ayaa la la’yahay.

Dad ka badbaaday shilkan ayaa warba ah inta Talyaaniga u sheegay in doonyaha asi ay ka soo ambabaxeen dekedda Sfax ee dalka Tunisia.

In ka badan laba kun oo muhaajiriin ah ayaa gaaray Lampedusa dhowrkii maalmo od ee la soo dhaafay.

Milliteriga la wareegay talada Niger oo Dalab hordhigay Kooxda Wagner

Maamulka Milliteriga ee dalka Niger ayaa la sheegay inay taageero ka codsade en kooxda Calooshood-u-shaqaystayaa sha Raashiya ee PMC Wagner, xilli ay Sa raa kiisha Nigeria ka walaacsan yihiin suu rto galnimada fa ragelinta Ciidamo ka soc da dalalka ku bahoobay Urur-Gobaleedka ECOWAS.

Madaxda Dowladaha Ururia ECOWAS wa xay horey ugu baaqeen Milliteriga Nige ria inay xilka dib ugu wareejiyaan Madaxw eynihii la af gembiyey, Maxamed Bazoum ugu dambayn Maalinta Axadda ee berrito.

Madaxweynaha xiran ee la Afgembiyey bi shii hore ee July 26-dii ayaa sheegay in uu yah ay La- La- hayste u xiran Ciiddankii isaga afg embiyey.

Codsiga Saraakiisha Milliteriga ee Niger ay aa soo baxay, kadib, markii uu Hogga amiyaha Afgembiga, Jeneral Salifou Mody uu dhawaan ku tegay dalka Mali, halkaasi oo uu xiriir la sam eeyey Shaqsi ka socday Kooxda PMC Wagner.

Sarkaalka waxa uu intaasi ku daray inay maqleen Wararka sheegayo inay Ask arta la wareegtay Talada Niger ay Taage ero ka cod sadeen Kooxda Wagner ee dalka Mali ku sugan.

Dad ku dhintay goob laga soo saaro dhaga xaanta oo kusoo duntay

Ugu yaraan saddex ruux oo kamid ahaa dadka muruq-maalka ayaa geeriyooday, kadib markii ay soo duntay goob laga soo saaro dhag xaanta oo ku taalla degmada Kimuri ee ism aamulka Kirinyaga ee gobol ka bartamaha dalka Kenya.

Taliyaha Booliska ee deega anka Mwea ,James Mutua ee Kenya oo la hadlay war baahinta ayaa u sheegay in dadkaas ay ku dhi nteen goobta kusoo duntay, isla markaana uu qof afaraad si dirqi ah uga badbaaday inuu hal kaasi ku geeriyoodo.

Waxaa uu taliyaha xusay in meydadka sadd exda qof la geeyay goobta meydadka la dhigo ee isbitaalka magaalada Kerugoya.

Sidoo kale Taliyaha Booliska ee deega anka Mwea ,James Mutua ee Kenya ayaa hadalkiisa intaas kusii daray inay wadaan baaritaano lagu xaqiijinaya sababta keentay in goobtaasi laga qodo dhagxaanta inay soo dunto.


MAXAA LAGA BARAN KARAA SIDA UU NINKAN MALAAYIINKA DOOLLAR UGA SAMEEYAY YOUTUBE-KA?


Jimmy Donaldson

Jimmy Donaldson, qofka ay dunida online-ku u taqaano Mr Beast, waa YouTuber-ka ugu wayn ee dunida Shalay, waxaanu caannimad aas ka sameeyay hanti gaadhaysa malaayiin doollar.

25-sano jirkan, ayaa hadda u muuqda mid kasoo fadhiisanaaya muuqaal-samaynta wuxuu na hadda u weecday dhinaca cunto karinta iyo ganacsiga uu gaarka u leeyahay oo uu ugu ma gacdaray, Mr Beast Burger.

Ganacsigiisa cunta karinta ayaa qabsa day ciwaannada warbaahinta toddob aadk an ka ddib markii uu dacweeyay shirkadda u qaabi lsan cunto karinta oo uu ku dhaleeceeyay in cu ntada ay u samaysay taageerayaashiisu aanay ahayn midii ku habbooneyd.

Bishii Noofambar 2022, shirkadda Forb es waxay ku qiyaastay hantida uu Jimmy Donald son (Mr Beast) ka sameeyey bart iisa Yuutube-ka lacag gaadhaysa $54 mily an oo dollar oo u dhiganta £42.5 milyan oo Gini sanad gudihii, waana isku darka dakhliga xayeysiinta muuqaa llada ku jira akoonkiisa iyo xayeysiinta gaar ah ee uu u sameeyo shirkadaha waaweyn.

Tan iyo sanadkii 2022, wuxuu kasbaday 60 milyan oo macaamiil dheeraad ah kanaalkiisa ugu weyn, isaga oo wadarta gu ud ee dadka Shalay ku xidhan ka dhigtay 173 milyan.

Mr Jimmy waxa kale uu leeyahay dhowr kan aal oo ay ku xidhan yihiin tobanaan milyan oo macaamiil ah oo ay ku jiraan mid samafal ah iyo mid lagu soo gudbiyo muuqaallada ciya araha.

Ma cadda cadadkaa dhabta ah ee uu kan aaladan kale ka sameeyo, balse Donaldson ay aa waxaa uu caan ku noqday qorshihiisa gan acsi ee ah in uu dib ugu celiyo kanaalkiisa dhaqaalaha kasoo gala, waxaana soo saarista qaar kamid ah muuqaallada uu sameeyo ee uu soo geliyo Youtub-kiisa uu ku bixiyaa lacago malaayiin dollar ah. Waxa uu ku sheegay war eysi lala yeeshay bishii June in uu dib ugu maal geliyo Kanaalkiisa "dinaar kasta oo aan samee yo waxaan dib ugu celiya Youtub-ka ". Ayuu yidhi.

Muuqaalka Squid Game In Real Life ayaa ah kan ugu daawashada badan muuqaallada ku jira kanaalkiisa waxaana daawaday 472 mily an oo ruux, waxaana dib u habeeyay shirkadda Netflix, taas oo sababtay in uu ku guuleysto $ 456,000 oo abaalmarin ah.

Marka laga yimaado muuqaallada, Donald son wuxuu caan ku yahay samafalka, iyo sidoo kale bandhigyada ganacsiga. Waxa uu leeya hay hay'ad samafal oo shati leh oo u shaqaysa sidii bangi cunto si ay u quudiso bulshooyinka Maraykanka ee saboolka ah, waxaana uu sidoo kale uruuriyay tobanaan milyan oo dollar si wax looga qabto isbadalka cimiladda.

Waxa uu sidoo kale bilaabay noocyo kala duwan oo ah cuntada fudud, ganacsigiisa kale ee cuntada fudud ee Feastables, ayaa uu ku sheegay in si joogto ah looga iibin doono gud aha UK.

MrBeast, oo ku guulaysta abaal marinta Yout uber-ka logu jecel yahay:

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

YouTuberadu waxay ku tiirsanaan karaan xaya ysiisyada muuqaalladooda si ay uga sameey aan dakhligooda, laakiin mararka qaarkood ta asi ma daboosho kharashaadka Mr Beast kaga baxa soo saarista muuqaalladiisa.

Tusaale ahaan, Donaldson wuxuu sheegay bishii Luulyo in muuqaalkiisii ugu dambeeyay, uu ku bixiyay in uu soo saaro $3 milyan, balse uu muuqaalkaasi u soo xareeyay $167,000 maalmo ka dib. Muuqaalkan ayaa Xitaa inta uu ku jiro Youtub-ka aanay macquul ahayn in uu soo celiyo kharashka ku baxay.

Taasi waa meesha ay ka yimaadaan heshi isyada xayeysiinta ee ganacsiga dibadda.

Lucy Edwards, oo ah YouTuber haysata 705,000 oo macaamiil ah, oo noqo tay soo jee diyihii ugu horreeyay ee BBC Radio 1 ee indho la'aan ah sannadka 2019, ayaa u sheegtay BBC in inta badan dakhligeedu uu ku yimaado xayeysiisyada ganacsiga ee ay sameeyaan dadka caanka ah.

"Hadda waxaan ku sawiranahay shaam bad da timaha ee Pantene, oo ah astaanta dary eelka timaha," ayey tidhi.

"Mar kasta oo uu soo geliyo muuqaal, dad ku waa ay gujiyaan”

Dadka sida dhow ula socda Donaldson ay aa sheegay in midka mid ah sababaha waaw eyn ee ka dambeeya guusha Donaldson ee YouTube-ka laga yaabaa inay tahay shaqsiya ddiisa la jecel yahay, xitaa markii uu dhaafay PewDiePie si uu u noqdo muuqaal sameeya u gu sarreeya barta Youtube, PiWDiePi ayaa si fudud ugu hambalyeeyay oo sheegay inuu u "qalmo” kaalinta Koowaad.

Laakiin halka Donaldson uu yahay kan loo gu adeegsadaha badan Youtube-ka, waxaa jira kanaala kale oo ay ku xidhan yihiin malaayiin ruux.

T-Series, oo ah shirkad daabacaadda muu qaallada muusiga ee Hindida, ayaa hoggaanka u haysa Youtube-ka iyada oo in ka badan 246 milyan oo macaamiil ah ay ku xidhan yihiin.

Donaldson ayaa rajeynaaya in maalin ma almaha ka mid ah noqdo YouTuber-kii ugu hor reeyay tan iyo PewDiePie oo soo gaadha shi rkadda T-Series ee ugu sarraysa barta Youtube-ka.

Maryam Shetty gabadhii loogu hambaly ee yay wasiirnimada ee haddana laga saaray ayaa tiri "waxay ahayd qadar Alle

Haweeneyda uu Madaxweynaha Nigeria Bo l Tinubu magaceeda ka saaray liiska magacya da uu u diray Baarlamaanka si ay u go’aamiyaan in ay was iiro ka noqdaan dowladiisa, Dr .Maryam Shetty ayaa sheegt ay inay qaddar tahay sababta magaceeda meesha looga saaray.

Fariin dheer oo ay soo dhigtay barteeda Fac eb ook-ga ayay Maryam Shetty ku sheegtay in aysan muujin karin sida ay ugu faraxsan tahay markii ay magaceeda ku aragtay liiska dadka doonaya in loo magacaabo wasiirada dalka.

Taasina, sida ay sheegtay, waa calaa mad muujinaysa in Nigeria ay diyaar u tahay inay hu biso mustaqbalka wanaag san ee haweenka, gaar ahaan dhalinya rada iyada oo kale ah.

Si kastaba ha aha atee, Dr.Shetty ayaa she egtay in masiirka ay rajaynaysay ee ahaa mid wax ku ool ah uu saameeyay in magaceeda laga saaro liiska.

Waxay tidhi, "Dadka qaar baa u arka arrin kaas dib-u-dhac igu yimi, laakiin Muslim ahaan, waxaan u arkaa go’aan Eebbe ka yimid, oo cid da uu doono siiya awoodda, iyo markuu doo no”.

Waxa ay sidoo kale intaasi ku dartay in iya doo ay taasi jirto ay aad ugu mahad celineyso Madaxweyne Bola Axmed Tinubu oo u horay u magacaabay balse dib kaga laabtay.

Dr.Maryam ayaa sidoo kale sheegtay in ta asi aysan niyad jabin, sababtoo ah sida ay she egtay waxaa ka buuxa dhiirigelin ay ugu adeeg to dalkeeda. "Waxaan rabaa in aan taageeray aashayda u caddeeyo in aanay taasi dhammaa nayn, hadda ay bilaabatay, markaa fadlan sii wad in aan u ducayno dalkeena oo aan u hiilino madaxweynahayaga.

Arbacadii, Madaxweynaha dalka ayaa u di ray magacyada 19 qof oo ay ku jirto Dr.Maryam Shetti baarlamaanka qaranka si loo soo saaro wasiiro. In magaca Shetty la geliyo liiska ayaa dood kulul ka dhalisay baraha bulshada gaar ahaan dhanka waqooyi ee dalkaasi, iyadoo magac eeda la yaab ku noqotay dad badan.

Xigasho:-BBCSomali

Deg Deg: Dhowr iyo toban qof oo ku dhi ntay shil tareen oo ka dhacay Pakis tan

Ugu yaraan 19 qof ayaa dhintay, 50 kalena way dhaawacmeen kaddib markii uu shil tareen ka dhacay Koonfurta dalka Pakistan sida saraa kiisha dawladda ay sheegeen.

Shilka ayaa ka dhac ay goob ku dhaw boos teej ada laga raaco tareenada Nawabshah oo 275km u jirta magaalada weyn ee Karachi.Dadka dhaawaca ah ayaa la geeyay isbitaalla da ku dhaw halka mashaqadu ka dha cday. Sha qaalaha gurmadka ayaa isku dayaya inay dad ka ka soo saaraan burburka tareenka.

Kooxaha gurmadka ee ciidamada ayaa iyana laga codsaday gacan si loo kordhiyo hawllaha badbaadada ee halkaasi ka socda.

Xaalad degdeg ah ayaa looga dhawaaqay isbit aallada ku dhaw Nawabshah iyo degmooyinka ku dhawdhaw.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip