HALKAAN KA AKHRISO WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 6-DA AGOOSTO 2023-KA

0
Sunday August 06, 2023 - 08:10:01 in Wararka by
  • Visits: 483
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 6-DA AGOOSTO 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoo miyay shirka amniga Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaa lka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max amuud ayaa guddoomiyay Shirka Gol aha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsan ayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Argagix isada Khaw aarijta Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Taliy eyaasha Ciidamada Qalabka Sida warbixin ku saabsan amniga dalka iyo dadaalada soc da ee halganka lagu cirib-tirayo argagixis ada, waxa uuna xusay in shacabka Soomaali yeed ay sugayaan dalka oo xor ah, si nabad ahna ay ugu kala gooshayaan magaalooyin ka iyo deega annada la xoreeyey.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxam uud ayaa ku bogaadiyey laamaha amma anka sida ay u xaqiijiyeen amniga caasim adda ug una heelan yihiin badqabka nolol eed iyo hantida muwaadiniinta Soomaali yeed ee ay duullaanka ku yihiin argagixi sadu, waxa uu na ku adkeeyey shacabka in ay si dhow ula shaqeeyaan ciidankooda.

Shirkan waxaa ka qeyb-galay Ra’iisul Was aaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamse Cabdi Barre, Ra’isulwasaare xig eenka, Wasiirrada Amniga, Arrimaha Guda ha, Maaliyadda, Caddaaladda, Diinta iyo Aw qaafta iyo Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida

Ra’iisul wasaare Xamse " Dal horumar ma gaaro dadkiisa oo aan kor u qaadin aqoon tooda”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamh uuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb galay mun aasabad lagu soo bandhigayey natiijada im tixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12aad ee sannad dugsiyeedka 2022/23, ayaa abaalm arinno guddoon siiyey qaar kamid ah ard eydii gashay kaali maha hore.

Ra’iisul Wasaar aha ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guud ahaan ardeyda imtixaanka gudubtay, gaar ahaan kuwooda ku jira 10ka kaalin ee muujiyey dadaalka dhe eriga ah.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in dal uusan horumar gaari karin, haddii uusan kor u qaadin aqoonta dadkiisa, si taas loo xaqiiji yana ay Xukuumadda DanQaran howlgelisay saddex kun oo macallimiin ah oo bilow u ah Qorshaha Qaran ee dib loogu soo nooleyn ayo waxbarashadii dalka.

Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa ku bogaad iyey Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo cid walba oo door ka qaatay qabsoomidda imtixaankan oo sann adkii sagaalaad oo xiriir ah ay qaadeyso dow laddu.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa mar kale ku celiyey baaqiisii la xiriiray in la banne eyo xa rumaha danta guud ee ay deggan yihiin sha cabka, gaar ahaan kuwa ay lee dahay Was aaradda Waxbarashada, si wax loogu baro ubadka Soomaaliyeed.

Xildhibaano Shalay dalbaday in xilka laga qaado Wasiirka Cadaaladda DF

Kulankii Shalay ee baarlamaanka feder aalka Somalia oo la fila yay inuu hortago Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka, Mudane Xasan Macallin ayaa ka daahay kulankii, ayada oo ay taas xildhibaa nada Golaha Shacabka si adag uga hadleen maqnaashaha wasiirka oo mar dambe oo doodu adkaatay soo galay hoolka, balse laga saaray.

Ajendaha ayaa ahaa akhrinta hindise sha rciyeedka kaalmo sharciyeedka federaalka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Cadaalad da, kaas oo ay xildhibaanadu usoo diyaar ga roobeen, balse halkii laga doodi lahaa, was iirkana uu uga jawaabi lahaa xildhibaanada uu buuqday.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kul anka furay ayaa sheegay in ajendahan laga gudbayo, isla-markana waxa laga yeelayo wasiirka laga rabo xildhibaanada.

"Kolley wixii waxaas kalifay golaha ayaa is weydiin doona, taladeedana golaha ayay u taalaa iyo sida laga yeelayo wasiirka” ayuu yiri guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

Intaasi kadib qaar kamid ah xildhibaan ada ayaa qaatay hadalka, waxayna arrintan ku til maameen inay gef iyo jariimo ku tahay go laha.

Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid ayaa soo jeediyay in baarlamaanku dib u eegis ku sam eeyo wasiirka, codna loo qaado si xilka looga qaado, maadaama uu saameey xil gudasho la’aan.

"Waxaa gef iyo jariimo ah xildhibaanadan mas’uuliyiinta ah ee shacabka metalaaya ajende loo soo diray akhrinta 1aad lasoo akhriyay loo soo diyaar garoobay, waqtig la geliyay in haddana waa baaqday wasiirkii ay aa la waayay, ayada oo Wasaaraddu leedah ay wasiir wasiir dowle iyo wasiir ku xigeen” ayuu yiri Xildhibaan Yuusuf Gamaadiid.

Sidoo kale wuxuu raaciyay "Md. gud do omiye haddii aan nahay Golaha Shacabka waajibaadkeena in si sax ah aynu u gudano, wasiiradiid dhaqankaas sameeyay waa in dib eegis lagu sameeyaa oo hadda cod loo qaad aa weliba” ayuu mar kale yiri xildhibhaanku.

Dhankiisa xildhibaan Maxamed Cabdi Xajir Maareeye oo kulanka ka hadlay ayaa dalbad ay in tallaabo culus laga qaado wasiirka, maadaama uu fududeystay baarlamaanka.

"Ma xasuusto wasiir sidaas oo kale u dhaqmay intaan ku jiray dowladda, nidaamka dowliga ah iyo kala dambeynta hadii ay ka dhunto qaranka wax dambe oo u haray ma jirto. Anigu waxaan qabaa haddii wasiirku inta la gaarsiiyay in halkan laga rabo , had dane uu golahan yareystay in tallaabada ugu haboon laga qaado” ayuu isna yiri Xildhibaan Maareeye.

Dood dheer ka gadaal wasiirka oo soo da ahay ayaa kulanka yimid, waxaana kadib hadalka qaatay gudoomiyaha oo amray inuu baxo, isagoo sheegay in arintiisu go’aan laga gaarayo.

"Arrintaan xildhibaanadu waxa ay u qaateen ihaano iyo yareysi sidaas daraadeed wasiir waxaan ku dhihi lahaa Shalay waa fasaxan tahay golaah ayaa arrintaas go’aan ka gaa raya” ayuu mar kale yiri guddoomiyaha baar lamaanka federaalka Soomaaliya.

Agaasimihii guud ee Madaxtooyada Somalia oo xilkii iska casilay

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Agaasimihii Guud Madaxtooyada ee Villa Somalia Dr. Xuseen Sheikh Maxamuud uu is ka casilay xilkii Agaasime, isagoo warqad is casilaad u gudbiyay Madaxweynaha dowlad da Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud.

Wararka ayaa sheegaya in is casilaadiisa ay tahay arrin shakhsi, iyadoo loo badinayo inuu isu soo sharxo mada xtimnimada Dow lad Goboleedka Koofur Galbeed.

Agaasime Xuseen oo saaxibo dhow ahaa yeen Madaxweyne Xasan Sheekh, door we ynna ku lahaa ololihiisa ayaa xilka Agaasi maha Madaxtooyada loo magac aabay 23 May 2022, markii uu Madaxwe yne Xasan Sheekh uu Xafiiska la waree gay.

Agaasimaha intuu xafiiska joogay ayaa wuxuu hormuud u ahaa howlo siyaasade ed oo muhiim u ahaa dawladda, gaar ahaan he shiisyadii taariikhiga ahaa ee Golaha Wad atashiga Qaran.


Muxuu Mustaf Dhuxulow ka yiri isku dayga xil ka-qaadista Xasan Macallin?

Xildhibaan Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow oo kamid ah Golaha Shacabka Sooma aliya ayaa ka hadlay dooda baarlamaanka ha reysay ee ku aadan in tallaabo xilka qaadis lagu sameeyo Wasiirka Cada aladda iyo Da stuurka oo Shalay la filayay inuu hortago, ba lse ka baaqday, taas oo ay xildhibaanadu ku tilmaameen inay ku tahay gef.

Xildhibaan Mustaf Dhuxulow ayaa she egay inuu metalo Wa siirka, isla-markaana aysan suuragal aheyn in xilka qaadista lagu billaabo Xasan Macall lin.

"Wasiirka Dasuurka ayaa lagu bilaabaa in inta xilka looga qaado wax socon karo ma’ aha, waxayse ku socon karin annaga maxa an qabaneynaa?” ayuu yiri xildhibaan Dhux ulow. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in baarla maanka uu u furan yahay in loo yeero was iirka, kadib wax laga weydiiyo sababta keen tay inuu ka baaqdo kulanka loogu yeeray.

"Wasiirkaas laba arrin waa lagu sameyn karaa in inta loo yeero hadda raalli-gelin dhi ib wixii khaldana sheeg & in maalin kale loo yeero, marka midda xilka dib noogu dhiga” ayuu yiri.

Waxaa kale oo uu sii raaciyay "Annaga ba arlamaanka wixii qadarin ah oo xildhibaa nada naga mudan yihiin diyaar ayaa u nah ay”

Dhanka kale, xildhibaan Jeeg oo kamid ah Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa isug na taageeray hadalka Dhuxulow, wuxuuna soo jeediyay in laga laabto xilka qaadista.

"Xildhibaan Mustaf Dhuxulow hadalkiisa in

la tixgeliyo waan qabaa reerkaan horaa 7 daqiiqo lagu diraye yaanan loo fiirin mar kal e” ayuu isna yiri xildhibaan Jeeg.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo Wasiirka Cadaaladda oo mar dambe tegay xarunta baarlamaanka, laga soo saaray kulanka, wuxuuna guddoomiyaha baarlama anka ku dhawaaqay in arrintiisa ay go’aan ka ma dambeys ah ka gaarayaan xildhibaanada golaha.

Munaasabad Lagu Daahfurayay Bang iga Dhiigga Qaranka Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federa alka Soomaaliya H.E. Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaa dka iyo Da ryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa si wadajir ah xarigga uga jarey Xarunta Ban giga dhiigga Qaranka ee Soomaaliya.

Munaasabadda heerkeedu sareeyey ee xarig jarka Bangiga dhiigga waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Fed eraalka Soomaaliya, Wasiiri dowliyaal, Was iiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafima adka Dr Maxamed Xasan Bullaale, Agaasimaha Guud ee Wasa aradda Caafimaadka Dr Guuleed Cabdijaliil, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarla naanka Federaalka Soomaaliya, Wakiillo ka socday Hey’addaha Caalamiga ah ee ka sha qeeya Soomaaliya,Xubno ka socday xafiis yada kale ee Dowladda, Agaasima waaxee dyada iyo Shaqaalaha Wasaaradda Caafima adka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Sooma aliya.

Dhismaha Bangiga dhiigga ayaa soo ma rey heerar kala duwan waxaana ugu dam beyn lagu guuleystey dhamaystirkiisa taas oo qeyb ka ah gaaritaanka yoolka horumar inta Caafimaadka guud ee dalka, sidoo kale wuxuu si weyn u xoojin doonaa silsilada sa hayda Caafimaadka ee xudunta udub dhe xaadka u ah kaydinta dhiiga iyo muwaadinku si sahlan uu uga dhiman dhiig la’aan.

Dhismaha Bangiga dhiigga waa tallaabo aad u wayn oo loo qaaday dhinaca horum ar inta adeegyada Caafimaadka guud ahaan, sidoo kale waa tallaabo horay loogu qaaday xaqiijinta hiigsiga Xukuu madda Danqaran ee ku qeexan qorshaha Qaranka, sidoo kale waa tallaabo inoo sii dhawaynayo yoolka fog ee ah in ay bulshadeennu ku naalooto Caa fimaad haqab-tiran.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegey in bangigan uu fududayn doono hel litaanka dhiigga xilli kasta oo loo baahan ya hay iyo in muwaadinga Soomaaliyeed la yira ahdo dhiig baa loo waayey taas oo caqabad wayn ku aheyd in muwaadinka badnaadad u baahan loo hello gargaarka dhiigga, waxa uuna Bangigan ka qayb qaadan doonto in ay fududaado bixitna adeegga Caafimaadka gaar ahaan xilliyada gurmadka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federa alka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bar re ayaa sheegey in dhamaystirka iyo dib usoo noolaynta Bangiga dhiigga uu yahay mid ka mid ah waxyaabaha muuqda ee Caa fimaadka Soomaaliya kor u qaadi kara, sidoo kalena waxa uu ugu hambalyeey Wasaarad da Caafimaadka dedaaladda isdaba joogga ah ee ay ku horumarinayso nidaamka Caaf imaadka.

"Wasiirka Caafimaadka waxyaabihii aan ku heshiinay ee uu ballanqaadey waxaa ka mid ahaa hirgellinta Bakhaarka Kheydka Daa wada iyo Bangiga dhiigga, runtii waa uu ka baxsaday ballamihii uu nala galay sanad ka hor”ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza.

Mashruucan muhiimka ah ee dhismaha Bangiga dhiigga Qaranka waxaa maalgell iyey Sweden Switzerland Finland iyo Italy iya doona lasoo marsiiyey Hey’adda UNFPA, Do wladdahan ayaa waxay ka mid yihiin dow ladaha taageera qeybta Caafima adka Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda Federa alka Sooma aliya waxaa ka go’an waxaa ka go’an horum arinta iyo tayeynta Caafimaadka si loo gaaro yoolka fog ee hiigsiga horumarinta Caafima adka maadaama Caafimaadku yahay kan ugu muhiimsan adeegyada bulshada.

Maxkamadda CQS oo xabsi daa'in ku ridday labo dagaala me oo katirsanaa Alshabaab

Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ayaa Shalay oo sabti ah waxay Maxamed Cali Xuseen Buundo iyo Cali Suleymaan Ibra ahim oo ka tirsan Alshabaab ku ridday xabsi daain ah.

Labadan xubnood ayaa bishii May ee sanandkan lagu qabtay howlgallo laga sam eeyay degaano hoos yimaada degmada Xa rardheere ee gobolka Mudug, xilli uu socday wajigii 1aad ee howlgalkii lagu xorayayay qeybo kamid ah Galmu dug.

Maxamed Cali Xuseen Buundo iyo saa xiibkiis Cali Suleymaan Ibraahim ayay max kamaddu sheegtay inay kasoo qeyb qaataan dagaaladii lagu xoreeyay degaan ada maa mulada Galmudug iyo Hirshabeelle.

Maxamed Cali Xuseen Buundo ayaa shaqooyinkiisii ugu dambeeyay waxay ahayd inuu qaado maydadka Alshabaab ee ku dhin ta dagaalada Dowladda, halka Cali Suleyma an Ibraahim uu qaabilsanaa keydinta hubka.

Dabayaaqadii bishii July ee sannadkan ayay billaabatay dhegaysiga maxkam adaynt ooda, iyadoo Shalay ugu dambayn maxka maddu ay go’aan ka gaartay dambiyadda loo haystay.

Dhuusamarreeb oo lagu soo bandhigay Dhalinyaro ka qayb qaadanaysa dib u xor aynta Dalka

Magaalo Madaxda Dowlad gobolleed ka Galmudug ee Dhuusamarreb ayaa Shalay lagu soo bandhigay dhallinyaro deegaanka ah oo u diyaar garoobay in ay qayb ka noqdaan hawlgalka Deegaanada Galmudug meelaha Khawaarijtu kaga sugan tahay dib loogu xoraynayo. Dhalinyaraddan ayaa Shalay sameeyey dhoolatus Ciidan iyagoo ku Gashaamaan Gadiid dagaal iyo qaybaha kale hubka oo ka kooban Saannado kala

duwan.


R./W Xamza oo BF u sheegay sabab yaab leh oo Xasan Macallin uu ku soo daahay

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamza Cabdi Barre ayaa ka hadlay fal-celintii uu Shalay golaha shacabka kala kul may wasiirka cadaaladda iyo dastuurka Soomaa liya Xasan Macalin.

Xamza oo Shalay ka ha dlay goobtii lagu shaac iyey natiijada imtixaanka dugsiyada sare ee dowladda ayaa sheegay in wasiirku uu Shalay ku daahay shirkii amniga qaranka ee ma daxweyne Xasan Sheekh uu shir guddo omiyey.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Xamza wu xuu sheegay in Wasiir Xasan Macalin uu ka shaqeynayey sidii loo diri lahaa ciidan ka qeyb qaata xoreynta Ceelbuur oo uu ka soo jeedo.

"Baarlamaanka waxaan u sheegayaa Wasiirka Cadaaladda Xasan Macalin shaqo adag ayuu ku maqnaa Shalay iyo waayah aan oo dhan, waxa uu ku jiray shirkii amniga Qaranka, markii uu naga soo tegay wuxuu u tegay xildhibaanada oo u xanaaqsan, marka waxaan ka codsanayaa inay xildhibaanadu xaaladda dejiyaan,” Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre.

Xamza Barre ayaa baarlamaanka u shee gay in wasiirku shaqo adag uu ku maqnaa, isagoo xildhibaanada ka dalbaday inay ba xaan oo deegaanadoodii aadaan oo dadka abaabulaan, kana qeyb qaataan xoreynta dalka.

Wuxuu intaas ku sii daray, "Wasiirka wax aan Shalay kula xisaabtameynay deegaan kiisii inuu howl-geliyo oo ciidan diro, inuu dad ka abaabulo oo awood uusan laheyn uu ka shaqeeyo ayaan kula xisaabtameynay, mar kii uu baarlamaanka tegay wax uu ku soo daahay ma aysan weydiin ee waxaa lagu qabsaday waa naga soo daahday.”

Kulankii Shalay ee baarlamaanka feder aalka Somalia oo la filayay inuu hortago Was iirka Cadaaladda iyo Dastuurka Xasan Maca llin ayaa ka daahay kulankii, ayada oo ay ta as xildhibaanada Golaha Shacabka si adag uga hadleen maqnaashaha wasiirka oo mar dambe oo doodu adkaatay soo galay hoolka, balse laga saaray.

Ajendaha ayaa ahaa akhrinta hindise sha rciyeedka kaalmo sharciyeedka federaalka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Cadaalad da, kaas oo ay xildhibaanadu usoo diyaar ga roobeen, balse halkii laga doodi lahaa, wasii rkana uu uga jawaabi lahaa xildhibaanada uu buuqday.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kul anka furay ayaa sheegay in ajendahan laga gudbayo, isla-markana waxa laga yeelayo wasiirka laga rabo xildhibaanada.

"Kolley wixii waxaas kalifay golaha ayaa is weydiin doona, taladeedana golaha ayay u taalaa iyo sida laga yeelayo wasiirka” ayuu yiri guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

Urur Siyaasadeedka Mideeye oo qaada cay Hanaanka doorashada Qof iyo Cod ee degaannada Puntland

Urur siyaasadeedka Mideeye ayaa cad deeyay mowqifkiisa ku aadan ka qayb-galka Hannaanka doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland.

urur siyaasad eedka Mideeye qaadacay ka qay b-galka doora shooyinkaas hanna anka xisbiyada badan oo ka dhci doona degaanada Puntland.

Sidoo kale , Urur siyaasadeedka Mide eye ayaa cambaareeyay wax ka beddelkii la gu sameeyay dastuurka Puntl and waxa ana uu ku Eedeeyay madaxw eynaha Pun tland Saciid Cabdulaahi Deni iyo Xubnaha Golaha Wakiilada Puntkand in ay sharciga-jebiyeen.

Ugu dambeentii ’Ururka Siyaasad eedka Mideeye ee Puntland ayaa sidoo kale Bee sha Caalamka ugu baaqay in ay san qayb ka noqon taageeridda hann aan ka doorasho oyinka Puntland ee qof iyo cod oo ay ku til maameen mid hal dhinac ah.

Ciidamada dowladda oo howlgal qorshe ysan ka sameeyay deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya saa xiibada caalamiga ah ay Shalay ka samee yeen deegaanka Qoob yaxaas oo ka tirsan gobolka Hiiraan.

Howlgalka ayaa la sheegay in ciidamada ay ku beegsadeen goob ay shir ku lahayeen xu bno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo ay ku jireen qaar ka mid ah horjoo gayaashooda, sida lagu sheegay qoraal koo ban oo lagu baahiyay warbaahinta dowladda.

"Ciidanka Xoogga iyo saaxiibadood waxa ay ku guulaysteen in ay burburiyaan goobtii isla markaana halkaas lagu laayo maleeshi yaadkii ku shirayay, waxaana sidoo kale la gubay labo gaari oo ay wataan horjoogayaa shii Khawaarijta ee halkaas joogay. Tirada dhimashada iyo dhawaaca ee soo gaaray Khawaarijta waxaa ku socota qiimayn waana idinla wadaagaynaa dhawaan insha allaah" ayaa lagu qoraalka lagu daabacay warbaahi nta dowladda.

Dhinaca kale Wasiir ku xigeenka Wasa ar adda Warfaafinta Xukuumadda Fedar aalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Al-cada ala ayaa qoraal kooban uu soo dhigay bartiisa Faceb ook ku sheegay in khasaare badan lagu gaar siiyay kooxda Al-shabaab howlgalka ka dha cay deegaanka Qoob yaxaas

"Khawaarij ku shirsanaa Qoob-Yaxaas oo ka tirsan Hiiraan ayay Geesiyaasha Xoo gga iyo saaxiibadood Beegsidaan, dambiilay aashii Shirayay wax dhintay iyo wax dhawa cmay ayay noqdeen, xaruntii iyo Gaadiidkiina waa la burburiyay" ayuu yiri Wasiir Al-cad aala. Si kastaba ha ahaatee howgalkaan ay aa ku soo beegmaya, iyadoo guud ahaan dal ka ay ka socoto qaban qaabadii ugu damb eysay ee loogu jiro wajiga labaad ee daga alka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Hoggaamiyaha fulinta SSC- Khaatumo iyo ku xigeenkiisa oo Shalay lagu doortay magaalada Laascaanood

Hoggaamiyaha golaha dhexe ee fulinta SSC- Khaatuma iyo ku xigeenkiisa ayaa Shalay si rasmi ah loogu doortay

Cabdulkadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), 51 sano jir ku dhashay degmada Taleex ee gob olka Sool, ayaa loo doortay hoggaamiyaha fulinta SSC- Khaatumo, halka ku xigeenkiisa loo doortay Maxamed C/ Ismail Shiine.

Mas'uuliyiintan ayaa lagu doortay doora sho qarsoodi ah oo ay cod bixiyaal ka aha ayeen 45-ka xubnood ee golaha dhexe ee SSC- Khaatumo.

Hoggaanka fulinta SSC- Khaatuma wax aa ku tartamay Cabdulkadir Firdhiye, iyo Max amed Ismaaciil Bulaale, waxaana 30 cod helay Cabdiqaadir Firdhi ye, halka uu 15 cod hel ay Maxamed Ismaaciil Bulaale.

Ku xigeenka SSC- Kha atumo ayaa loo doortay Mohamed Abdi Ism ail (Shiine). Wuxuuna ka guulaystay oo la tart amay Dr. Addan C/Laahi

Hogaankan cusub ayaa la wareegaya dha maan maamulka SSC oo awal madaxda dhaqanka dusha ka saarnaa iyo guddiga 33-da ahaa oo haatan hawshoodii ay dhama atay.

Hoggaamiyaha cusub ayaa ballanqaaday inuu muhiimadda koowaad siindoono in doo rashada lagu doortay aanay yeelan raad kala qeyb sanaan ah. Wuxuu kaloo sheegay inuu ka shaqayndoono midnimada shacabka SSC- Khaatumo iyo halganka xoraynta Sool.

Doorashadan waxaa ka qeyb galay gol aha sare ee dhaqanka SSC- Khaatumo, ku waas oo iyagu soo dhisay golaha dhexe ee fulinta. Sidoo kale waxaa ka qeyb galay xil dhibaano iyo masuuliyiin kale oo ka soc day dowladda federalka Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Pun tland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare, Timma Cadde ayaa si diirran usoo dho weeyay hoggaanka cusub ee SSC- Khaa tumo.

Madaxweynaha JFS ayaa la filayaa inuu Gaaro magaalada Dhuusamarreeb halkaas oo uu kaga dhawaaqayo dhamays tirka Haw lgalka

dalka looga xoraynayo wejigaiisa koowaad


Maxamed El-Amine Souef : Waxaa naga go'an in aan ciidamada Soomaaliya ku wareejino masuuliyadda amniga dalkooda

Hawlgalka Midowga Afrika Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ay si weyn uga shaqeyn ayaan sidii dhammaadka sanadkan, Soom aaliya looga saari lahaa kumanaan askari oo katirsan ATM IS, si

Maxamed El-Amine Souef oo ah madaxa ho wlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soo maaliya (ATMIS, ayaa booqasho ku tagay mag aalada Kismaayo halkaasi oo ay kula kulmeen shaqaalaha UN-ka iyo ATMIS, si ay uga wada hadlaan gulufka ka dhanka ah kooxdaAl-Shabaab, arrimaha amniga iyo siyaasadda.

"Soomaaliya horumar we yn ayay sameysay, horu markaas waxaa sabab u ah wadashaqeynta ATM IS iyo UN-ka ee dhanka horumarinta amniga & dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Shalay, dadka Soomaaliyeed waxay ku noolaan karaan si nabad ah,” ayuu ku yiri hadal uu si wadajir ah uga soo saaray magaalada Muqdisho ee caas imadda Soomaaliya.

Ergeyga Midowga Afrika ayaa sheegay inay ka go'an tahay dhaqangelinta qaraarada Gola ha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsi giisu yahay 2628, 2670 iyo 2687 ee faraya AT MIS inay ka caawiso ciidamada ammaanka So omaaliya si ay si tartiib tartiib ah ula wareegaan mas'uuliyadda amniga ka hor inta aan how lgalka Soomaaliya laga bixin December 2024.

Booqashadiisa ayaa ku soo beegantay xilli hay’adda ATMIS iyo la-hawlgalaya asheeda ay isku diyaarinayaan sidii ay qiimeyn farsamo oo wadajir ah ugu sameyn lahaayeen wejiga 1aad ee ka bixitaanka ciidamada ATMIS oo lasoo ga bagabeeyay bishii June.

Natiijooyinka kasoo baxa qiimayntan ayaa loo adeegsandoonaa wejiga labaad kaas oo u baahan in ATMIS ay la baxdo 3,000 oo askari kale dhammaadka Sebtembar. Intii lagu gu da jiray wejigii koowaad, ATMIS waxay Soom aaliya kala baxday 2,000 oo askari, waxayna ku wareejisay lix saldhig oo ciidan ah ciidamma da ammaanka Soomaaliya.

Saraakiisha Turkiga iyo Mareykanka oo u diyaargaroobay wejiga labaad ee hawlgalka

Wararka ka imaanaya Magaalada Muq di sho ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciid amada Mareykanka iyo Turkiga ee ka haw lgala dalka ay isu diyaariyeen, sidii ay uga qayb qaadan la haayeen wejiga labaad ee hawlgalka ka dhan ka ah maleeshiyada Al Shabaab.

Dhaqdhaqaaq ayaa laga dareemaya Saldhi gyada Turksom iyo G/le Xas an Tuure (Ex Ballido ogle), oo ay ka hawl ga laan Saraakiisha Ciidamada ee labada asi dal ka. Saldhigyadan ayaa la filayaa in ay ka kac aan diyaaradaha lagu wado in ay bartilmaamee dyada ka gaystaan Gobolada Dhexe. Saraaki isha Turkiga iyo Mareykanka ayaa la sheegaya in ay beegsan doonaan difaacyada Shab aabka, gaar ahaan dhulka loo arko in ay ku min tidayaan gacan ku hayntooda.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in Villa Som alia ay dalalkaasi ka codsatay in ay door weyn ka qaataan dagaalkan ay dama csan tahay in ay jiridda ugu siibto Shab aabka ka hawlgala bartamaha dalka.

Mintidiinta Shabaabka ayaa u muuqdo kuwo ku fara adeygaya gacan ku haynta Magaalooy inka Ceelbuur iyo Galhareeri.

Shabaabka ayaa la sheegay inay dhuf eys yo waaweyn ka sameysteen deegaa nada Cow sweyne iyo Wabxo, si ay uga difaacaan Maga alada Ceelbuur.

Sidoo kale Kumaandooska Danab iyo Gorg or ee ku sugan Gobolka Galgaduud ayaa la sheegay inay haystaan tiro ka mid ah drones-ka Turkiga iyo Mareykanka, wax aana la sheeg aya in qaybtood loo tabab aray adeegsiga diya aradahaasi, oo ku rakiban gantaalo waaweyn oo wax bur buriya.

Dhanka kale Taliska Qaybta 21aad ee Cii danka Xoogga Dalka ayaa bidhaamiyay in maa lmaha soo socda ay bilaaban doo naan hawlgal wadajir ah, oo Shabaabka lagaga saarayo dee gaanada Galmudug.

Saraakiisha Ciidamada ayaa dadka reer Gal mudug faray in ay isaga fogaada an deegaana da ay gacanta ku hayaan mal eeshiyada Al Shabaab.

Bashiir Cumar Cabdullaahi oo ka tirsan Sar aakiisha Kumaandooska Gorgor ayaa dadka rayidka ugu yeeray in ay ka fog aadaan deega anada ay maamulaan male eshiyadaasi, gaar ahaan deegaanada ku dhow dhow Degmada Galcad.

"Shacabka Soomaaliyeed iyo dadka de eg aanka reer Galcad iyo hareeraheeda in ay ka fogaadaan argagixisada, in ay ka fogaadaan go obaha cadowgu ku sugan yahay, waan bartil maameedsanaynaa,waana raacadeysanaynaa. Ma rabno shacabkeenna Soomaaliyeed aan dhiiggeenna u daadinayno inay wax gaaraan, inaan wax u tarno ma ahee.” Ayuu yiri Bashiir Cumar.

Waxa kaloo uu yiri "Sidaasi darteed shac abka Soomaaliyeed cadowga haka fogaadaan, yeysan la macaamilin, yeysan la xiriirin, yeysan u dhawaanin, taana waxaan rabaa farriintaas inaan u mariyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka reer Galcad.”

Wejiga labaad ee hawlgalka ayuu wareeggi isu hore qorshuhu yahay in kooxaha argagixisa da lagaga suuliyo deegaanada Galmudug iyo Hirshabelle.

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa hadda abaabulay oo diyaariyay ciidamada iyo xoog aga deegaanka ee iska kaashanaya hawlgal ada laga sameynayo Gobolada Mudug, Galga duud, Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe, inkastoo meelaha qaarkood ay gaabis ka iman karaan.

Villa Somalia ayaa dooneysa in waqti yar ko oxaha argagixisada looga ciribtiro Gobolada Dhexe, ka dib muddo dheer oo ay ka hawlgala yeen.Wejigii hore ee hawlgalka ayaa la fahams an yahay in lagu kala dhantaalay Shabaabka oo ku xooganaa goboladaasi. Hawlgalkaasi ay aana laga bartay in muddo kooban lagagaad kaan karo argagixisada. Si kastaba ha-ahaatee DF ka ayaa la eegaya, waxa ka fuli doono ball anqa adkeeda ku aaddan in ay wiiqi doonto Shabaabka hubysan ee dalka ka dagaalam

Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Pakistan Oo Lagu Xukumay 3 Sano Oo Xarig Ah

Maxkamad ku taal Pakistan ayaa saddex sano oo xarig ah ku xukuntay ra’iisul wasa arihii hore Imran Khan kadib markii lagu hel ay arrimo ;la xiriiray musuq maa suq, sida ay sheegtay warbaah inta max alliga ah ee dalkaasi.

Imraan Khaan oo 70-jirka ayaa la gu eedeeyay inuu si khaldan u ist icmaalay hadiyado ku jira gacanta dowladda oo qiimaho odu ka badan yahay 140 milyan rupees oo u dhiganta ($ 635,000).

han ayaanan joogin maxkamada dhag eys iga dacwada, balse wakaalada wararka ee Re uters ayaa ku warantay in qareenkiisa uu shee gay in ra’iisul wasaarihii hore lagu xiray Lahore.

In ka badan 150 kiis ayaa loo soo jeediyay isaga tan iyo markii xilka laga tuuray bishii Ab riil ee sannadkii hore. Khan ayaa diiday inuu wax khalad ah sameeyay, isagoo sheegay in eedeymahaasi ay yihiin kuwo siyaasadeysan.

Khubarada sharciga ayaa sheegaya in xu kunka kiiskaan uu soo afjari karo fursadaha uu kaga qeyb qaadanayo doorashooyinka qaranka ee la doonayo in la qabto bisha November ee soo socota

Wasiirka A/Dibedda ee Sweden oo la kulm ay Diblomaasiyiinta dalalka Islaamka

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Sweden, Tobias Billström ayaa waxa uu kulan wadajir ah la yeeshay 20 Danjire iyo Ergoooyin ka tirsan dalalka xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Isla amka ee OIC.

Wakaallada Wararka dalka Sweden ee TT oo kulankaasi ka dib wareysatay Wasiir Tobias Billström ayaa waxa uu tilmaamay inuu shirk aasi ahaa mid wanaagsan oo wax dhisayo.

Waxa uu xusay inuu la kulmay xubno isugu jiray Danjirayaal iyo Madaxda Ergooyinka dalal ka xubnaha ka ah Ururka Iskaashiga Islaamka, isla markaana uu garwaaqsaday Fal-Celintii xo oganayd ee laga muujiyey Dhacdooyinkii lagu gubay Nuqulo Kitaabka Qur’aanka Kariimka.

"Kulanka waxa uu Fursad ii siiyey sidii aan u sharxi lahaa Mowqifka Sweden iyo Xorriyada Dastuurka dalka Sweden ” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalkaasi, Tobias Bills tröm.

Waxa uu sii raaciyey inay xadidan tahay Aw ooda Dowladda ee ay ku faragelin karto Xorr iyada Hadalka, balse ay haatan dib-u-eegis ku hayaan sidii wax looga bedeli lahaa Qoddob ada Dastuurka iyo in kale.

Si kastaba, Kulanka uu Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Sweden la yeeshay Danjira yaasha dalalka Islaamka ayaa ahaa kii ugu horeeyey ee ay Dowladda Sweden qabanqaabi so, tan iyo markii uu xumaaday Xiriirka Diblom aasiy adeed ee ay la leedahay dalalka Islaa mka ka dib,Falalkii Xadgudubka ahaa ee Nuq ulo ka mid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka lagu gubay gudaha dalkaasi.


TOBANKA DAL EE UGU AWOODDA BAD AN DUNIDA MUSLIMKA WADDAN MUSLIM


XIGASHADA SAWIRKA,AFP

'Dunida Muslimka' waxay ka bilaabataa gal beedka Afrika ilaa koonfur bari Aasiya. Ururka Iskaashiga Islaamka waxaa xubno ka ah ilaa 57 waddan.

Dagaalada ka so cda Ciraaq, Liibiya, Suuriya iyo Yemen, iskahorimaadka ka socda Afgaanistaan, Gacan ka Siinaay ee Masar, iyo rabshadaha ka socda dhulka Falastiin, ciidamada gobolka ayaa ku qa sbanaaday in ay si degdeg ah ula qabs adaan dagaalka caadiga ah iyo kuwa aan caadiga aha yn, xaaladaha qaarkoodna ay dib u bartaan far shaxanka caadiga ah. Dag aal ka dib tobanaan sano oo waxqabad la'aan ah.

Dalka Lacagta ugu badan ee militariga ku bixisay liiska waa Sacuudiga. Sannadkii 2017-kii, miisaaniyadda difaaca ee Riyadh waxay ah ay dmidda saddexaad ee addu unka sida uu sheegay Bangiga Adduunka.

Waa kuwan 10-ka dal ee ugu ciidan xooggan iyo qaar tirada ciidan ee qalabka sida;

10) Imaaraadka Carabta UAE

XIGASHADA SAWIRKA,FRANK GARDNER

Miisaaniyadda ciidamada 2017-kii: $14.37 bil yan

Imaaraadku waxa uu haystaa darajada ugu sarraysa ee dal alka ay jaarka yihiin ee Golaha Iskaashiga Khaliijka (GCC).

Qaar kamid ah ciidamadeeda ayaa ka qeyb galay jiidda hore dagaalada Afgaanis taan, Liib iya iyo Yemen. Waxy si weyn ugu tiirsan yihiin dad calooshood u shaqeysta yaal ah oo kayi mid Latin America iyo dalka Eriteriya.

9) Suuriya SYRIA

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Cidanka hadda shaqada kujiro: 154,000

Miisaaniyadda 2017: $1.87 bilyan

Ka dib sanadooyin dagaal ba'an uu hal ka ka socdo, millatariga Suuri ya waa hadh ka kuwii horay u lahaan jirtay , laakiin dag aalku wuu adkaaday.

Milatarigeeda waxaa xoojiya maleeshi yaa dka Iran, ciidamada Ruushka iyo malee shiy aad maxalli ah oo gaar ah si ay u sii hayaan nid aamka Assad, ka dib markii ay la kulmeen kha saarooyin culus, qaar ba dan oo ciidanka oo go ostay goosasho , iyo dagaalka oo aadkaaday .

8) Malaysia malysia

Cidanka hadda shaqada kujiro: 110,000

Miisaaniyadda 2017: $4.7 bilyan

Iyadoo Malaysia aysan waligeed ku daga ala min dagaal caadi ah ka hor, wa xay ku faantaa ciidan casri ah oo leh qalab istar aatiijiyadeed oo isku dheellitiran.

Malaysia iyo Shiinaha ayaa ku murans an badda Koonfurta Shiinaha.

Cidaankooda ayaa kamid ah ciidamada nab ad ilaalinta ee Qaramada Midoobay.

7) Algeria Algeria

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Cidanka hadda shaqada kujiro: 520,000

Miisaaniyadda 2017: $10.6 bilyan

Aljeeriya waa dalka Carabta ugu weyn, wux uuna si joogto ah u maalgeliyay ciidan kiisa tan iyo markii uu xornimada qaatay.

Ciidanka Qaranka Aljeeriya ayaa tan iyo markii dhidibada loo taagay ku jiray dag aallo kala duduwan iyagoo markii ugu horr eysay ka qeyb galay dagaal dhiig badan ku daatay oo go bonimo doon ah, dagaal soke eye oo fool xun oo loogu magac daray 'To bankii Madowaa', wa xaana xigay in ka badan labaatan sano oo ay la dagaallam ayeen argagixisada, waxayna ilaa linayeen xudduudahooda muhiimka ah. Sidoo kale waa dalka kaliya marka laga reebo Shiina ha ee soo iibsaday nidaamka gantaalaha S400 ee Ruushka.

Algeria waxay leedahay xuduudo dhib bad an waxay deris la yihiin waddamo ay kamid yih iin Liibiya iyo Mali, waxayna si firfi rcoon u taa geertaa Jabhadda Polisario, oo raadisa madax banaanida Saxaraha Galb eed ee Morocco.

6) Sacuudiga saudi

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Cidanka hadda shaqada kujiro: 231,000

Miisaaniyadda 2017: $69.413 bilyan

Militeriga Sacuudi Carabiya waa militar iga ugu hubka wan aagsan gobolka.

Sanadihii la soo dhaafay, waxa ay Yem en kula dagaalameen dagaal dhiig badan ku daa tay, isaga oo madax u ah isbahays iga xulafada la ah.

5) Pakistan PAKISTAN

XIGASHADA SAWIRKA,ANATOL LIEVEN

Shaqaale firfircoon: 637,000

Miisaaniyada 2017 $7 bilyan.

Milatariga Pakistan waa mid adag, oo leh dhaqan ciidan oo soo jireen ah.

Sanadihii la soo dhaafay, waxa ay ka faa’Id eysatay iskaashi xooggan oo ay la yeelato Su cuudiga iyo Shiinaha si ay u cas riyeyso ciida madeeda, iyada oo la adee gsanayo tignoolaj iyada milatari ee culus iyo horumarinta hub ka.

Hawlgal ahaan, Pakistan waxay ku faan taa mid ka mid ah ciidamada ugu weyn go bolka, oo leh hub isku dhafan oo xoog leh oo ay taage erto adeeg sirdoon oo awood leh iyo dadaal joo gto ah oo lagu horumari nayo awooda warsh adaha difaaca iyo soo saarista hubka casriga ah iyo rasaasta.

Sidoo kale waa mid ka mid ah wadama da gobolka ee leh awooda nukliyeerka.

4) Indonesia

NDONESIA Cidanka hadda shaqada kujiro: 975,750

Miisaaniyada 2017 $6.9 bilyan

Iyadoo Indonesia lagu wado in ay noq oto dalka afraad ee ugu dhaqaalaha badan adduunka marka la gaaro 2050, ciidanke edu waxa uu sii wadaa in uu ko rdho. Marka laga reebo ciidankeeda firfirco on, waxay hoy u tahay 281,000 oo askari oo dhe eraad ah.

Waxa hasytaan cudud ciidan, dhaqaale iyo miisaan siyaasadeed oo ku filan hubi nta xasill oonida gudaha.

3) Iran IRAN

Cidanka hadda shaqada kujiro: 534,000

Miisaaniyadda 2017: $14 bily an Waxa ay ku guulaysatay inay si hufan u maarayso ma layshiyaad badan iyada ku waas oo ka dagaalama wa ddamo kala duduwan.

Sanado badan oo cunaqabatayn ah, Iran wa xay horumarisay warshadeed difaa ca qaran oo muhiim ah waxayna samay say horumar weyn oo ay ku noqonayso dawlad nukliyeer ah.

Ciidamadeeda hubaysan ayaa sidoo kale loo arkaa inay si gaar ah ugu xoogan yihiin dag aalka aan caadiga ahayn. Iran ay aa taageero farsamo iyo mid ciidanba sii say taliska Asad ee Suuriya iyo Xuutiyiinta Yemen.

2) MasarEGYPT

XIGASHADA SAWIRKA,AFP

Cidanka hadda shaqada kujiro: 438,500

Miisaaniyadda 2017: $2.7 bilyan Kadibmarkii uu talada la wareegay ma daxweyne Abdel Fatah el Sisi, militariga Masar ayaa la siiyay xorriyad dheerad ah si ay u ballaariyaan oo ku dhawaad dhinac kasta oo bulshada Masar ah uga qeyb noq daan, sidookale miisaaniyad difaac oo ballaar an, canshuur dhaaf iyo qandar aasyo gaar ah oo faa'iido leh.

Milateriga Masar ayaa horumar weyn ka sameeyay casriyeynta ciidankooda tan iyo mar kii Sisi uu xukunka la wareegay, iyagoo si tarti ib tartiib ah u soo iibiyay hub cusub oo casri ah.

Sidooklae dib u habeyn gaar ahaan ciid amadooda badda.

Masar ayaa wali la tacaalaysa sidii ay wax u ga qaban lahayd kooxaha kacdoon ka ka wada ee gacanka Siinaay muddo dhowr sano ah.

Turkiga tURKEY

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Cidanka hadda shaqada kujiro: 355,800

Miisaaniyadda 2017: $10.2 bilyan

Ciidamada qalabka sida ee Turkiga ayaa muddo sanado ah ku jiray dagaalo dhowr ah oo ay ka qeyb qaateen . Mar ka laga soo tago joogitaanka culus ee uu ku leey ahay Suuriya, Turkigu wa xa uu horumari yay warshadiisa difaaca , waxa uu soo sa aray diyaaradaha aan duuliyaha lah ayn, gantaallada casriga ah, taangiyada dagaal ka ee waddaniga ah, iyo helikobterrada dagaal ka oo la daagallo lagu tijaabiyay.

Iyadoo ay ku jirto kaalinta 1-aad ee ciid am ada ugu xooga badan dunida Muslimka iyo Bar iga Dhexe, waxa kale oo ay gashay kaalinta 9-aad aduunka marka loo eego Global Firepower Index, oo waxay ka sara ysa Jarmalka.

Turkiga ayaa sidoo kale saldhigyo wa aw eyn ka sameystay Qatar iyo Soomaa liya, isa goo ballaariyay awoodiisa juqraaf iyeed.

XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip