
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 5-AGOOSTO 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kul may wafdi ka socda Boqortooyada Sucuudi Carabiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soo maaliya Mudane Xasan Sheekh Maxam uu ayaa la kulmay wafdi ka socday Boqor too yada aan walaa laha nahay ee Sucuudi Cara biya oo uu hoggaa min ayey Lataliyaha Dii waa nka Boqortoo yada Mudane Axmed Binu Cabdicasiis.
Madaxweynaha oo ka guddoomay dhamb aal ay uga sideen Boq orka dalkaas Mudane Salmaan Binu Cabdica siis iyo Dhaxal-suge Ma xamed Binu Salmaan ayaa dul istaagay mudn aanta ay siineyso Soo maaliya xiriirka taariikh iga ah ee ay la wada ga an walaalahooda Su cuudiga oo ka mid ah dal alka safka hore kaga jira garab istaagga iyo taa geerada dalkeenna, xilliy adii adkaa.
Kulanka kaddib, Lataliyaha Diiwaanka Boq ortooyada Mudane Axmed Binu Cabdicasiis iyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md.Maxamed Axmed Sheekh oo Warbaahinta uga warbxiyey booqa shada wafdiga ee Soomaaliya ayaa xu say in Boqortooyada Sucuudigu ay diyaar u yi hiin in ay Soomaaliya ku garab siiyaan amniga iyo ma algashiga, taas oo door ka qaadan doo nta xas iilloonida iyo shaqo abuurka muwa adi niinta Soomaaliyeed.
Golaha Wasiirada oo ansixiyay laba Hindise
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaa lka, Xamse Cabdi Barre ayaa Shalay shir gud doomiyay Shirka Khamiislaha ee Golaha Wa siirada, oo lagu ansixi yay laba Hindise Sharci yeed.
Golaha ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeed ka Sha qada Somaliya, oo ay soo gudbisay Wasaarad da Shaqada & Arrimaha Bu lshada iyo Golaha Maamulka Sare ee Hay’ adda Istaa tistikada Qaranka Soomaaliyeed.
"Golaha Wasiirada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay Hindise Sharciyeedka Shaqada So maliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqa da & Arrimaha Bulshada, kaasi oo wax weyn ka bedeli doona xaaladda iyo xuquuqda shaqo ee shaqaalaha dowladda iyo kuwa shirkadaha gaarka.” Ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay bogga Xafiiska Raysal Wasaaraha.
Qoraalka ayaa lagu yiri "Waxaa sidoo kale goluhu ansixiyay Golaha Maamulka Sare ee Hay’adda Istaatistikada Qaranka oo ay soo gud bisay Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha oo ka kooban sideed xubnood. Ujeeddada loo magacaabay golahan ayaa ah, si loo dardargeliyo howlaha iyo shaqa da baaxadda leh ee horyaalla hay’adda, loona dhameystiro sharciyadda dhismaha gole ma amul sare oo tayo leh.” Ugu dambayn golaha ayaa warbixino la xiriira amniga dalka, can shuuraha, ciyaaraha iyo arrimaha Xajka ka dha geystay Wasaaradaha A mniga Gudaha, Gaa shaandhigga, Maaliyadda iyo Diinta & Awq aafta.
Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Safiirka Imaaraadka Carabta?
Guddoomiyaha G/Shacabka ee Baar lamaa nka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoo be) ay aa xafiiskiisa ku qa abilay Safiir ka Dowladda Isutagga Imaar aadka Carabta Amb. Ahmed Jumah Alromai th.
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe iyo Danjire Alromaith ayaa waxay ka wada hadleen xoojinta xiriirka baarlamaannada Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, sidii loo xoojin lahaa iskaashiga labada dal.
Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa ammaanay doorka Dowl adda Imaaraadka Carabta ay ka qaadanayaan la dagaalanka Al-Shabaab.
Madaxweyne Xassan Shiikh oo ku wajahan dhuusamareeb & Wafdi hordhac u ah oo gaaray Magaalada
Sida aan ku heleyno warar hoose ayaa she egaya in wafdi horudhac u ah Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Shalay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Wafdiga ayaa iskugu jira Saraakiil, Wasiiro, Xildhiba ano iyo xubno kale ayey ka kooban yi hiin wafdiga gaa ray magaalada Dhuusam ar eeb.
Sidoo kale, Ciidamo ka tirsan kuwa Ilaalada madaxtooyada ayaa laga dajiyay halkaasi ku waasoo xaqiijin doono am niga xarunta uu da g ayo Madaxweyne Xasan Shiikh oo beri oo Jim co ah ku wajahan Dhu usamar eeb.
Kadib marki uu horey ugu sug naaa Tali yaha nabad sugida Som alia Mahad Salaad oo Gogolxaar u ahaa safar ka Madaxweynaha ay aa maalmaha nba ku sug naa isla maga aladaas.
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay in Xassan Shiikh lagu wado inuu beri Dhuusamareeb kaga dhawaaqo wejiga labaad ee howlgalka ka dhanka ah Al-shabaab oo ka bilaabanaya degaano ka tirsan Galmudug iyo Hirshabelle.
Sikastaba ha ahaate madaxweyne Xassan Shiikh ayaa mudooyinkan soo socda ku sugna an doona magaalada Dhuusamareeb, halkaa soo u noqon doonta talis dhexe oo uu ka hog aamiyo dagaallka.
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo tabab ar u soo xiray cutub ka tirsan ciidamada Danab
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulq aadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha cii danka xoogga dalka ay aa tababar usoo xiray Cu tubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Qa ranka ee Danab oo muddo tababar ku qaada nayay Dugsiga Ciidama da ee Balli-doogle.
Wasiirka ayaa sheeg ay in ciidamadan tabab ar ka dhammeystay loo gu talagalay in ay qeyb ka noqdaan wejiga lab aad ee dagaalka ka dhanka Khawaarijta, kaas oo lagu waddo inuu Dalka ka bilowdo,isagoo u mahadceliyay dhal li nyarada u dhabar adeegtay tababarka kuna am maanay dadaalka ay bixiy een. ” Shalay waa maalin aad u qiimo badan, waxaan isugu nimid inaan ka soo qeyb galno xaflad qalin-jab in gu utada Danab qeybteedii 9-aad, tababarka ugu dhammaaday halkan Bali-doogle,Dugsiga mag iciisa aadka u qiimo badan yabay oo lo ogu ma gicdaray walaalkeen AUN Xasan Tu ure, aad baan ugu faraxsan na hay inaan ka soo qeyb galno,” ayuu yiri Was iirka.
La taliyaha amniga raysal Soomaaliya oo ka hadlay sababta dib u dhigtay wajiga 2aad howlgalka Shabaab
La taliyaha dhanka amniga ee Ra’iisul Wa saaraha Soomaaliya, Kamaal Daahir Xasan (Guutaale) ayaa wareysi uu siiyay BBC Sooma ali, wuxuu kaga hadlay sab abta uu gaabiska u yahay wajiga 2-aad ee how lgallada Alshabaab looga xoraynayo dalka.
Kamaal Guutaale waxa uu she egay in dow laddu ay qabaneyso howlo badan oo ay ku ful ineyso ho wlgallada iyo qorista askar cusub, si ay uga qeyb qaataan howlgalka cusub.
La taliyaha amnigu wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay weli ku harsan yihiin gobolka Ga lga duud ayna u badan tahay in ay si adag u da gaallamaan maadaama sida uu sheegay ay uje edo istiraatiiji ah leeyihiin, ciidamaduna ay arri ntaas horay ugu xisaabtameen.
"Labada magaalo ee kaliya ee waa weyn waa degmooyinka Ceelbuur iyo Galhareeri iyo deegaanada hoosyimaada ee maamulka Gal mudug oo ay wali gacanta ku hayaan argigixi sada. Idan Alle dhawaan ayaa ka sifeyn doon naa” ayuu yiri Kamaal Guutaale.
Waxa uu sidoo kale caddeeyay in dowladda ay wejiga labaad ee duullaanka ay qeyb ka yih iin galbeedka Hiiraan, Shabeellaha Dhexe iyo guud ahaan gobolka Bakool.
"Waxaan gaareynaa waxa dadka kale aysan weligood sameyn karin. In ka yar toddobo bilo od waxaan tababar siinnay in ka badan 12, 000 oo askari oo cusub kuwaas oo mideysan oo si fiican u qalabeysan” ayuu yiri la taliyaha.
Guutaale ayaa inta uu wareysiga socday waxa uu sidoo kale soo hadal qaaday weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhanka ah Alshabaab ahaa isagoo sheegay in khasaaro xoogan lagu gaa rsiiyay deeg aano ka tirsan Baay &Galgaduud.
La taliyaha dhanka amniga ayaa wax laga weydiiyay tirada khasaaraha Alshab aab ee ay baahisay dowladda oo u muuq ata mid aad loo buun buuniyay, wuxuuna sheegay in dhimash adu aysan marnaba is qarin karin, ciidamada amniguna ay hayaan tiro dhab ah oo dhimasho iyo dhaawac ah oo Shabaab ka soo gaarta how lgal kasta ama dagaal kasta.
NISA oo gacanta ku dhigtay in kabadan 10 xubnood oo si basaasnimo ah ugu dhaxj iray hay’adaha dowladda
Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabatay was aaradda warfaafinta ayaa sheegay in Hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA ay gacanta ku soo dhigtay 10 basaasiin u ahaa khawaarijta,kuwaas oo ku dhaxjiray hay’adaha Ammaanka.
Mudane Daa’uud Aw eys Jaamac ayaa sidoo kale sheegay in kuwa ka le oo ay kamid yihiin Cabdisataar Cabdiq aadir Ciise iyo Ayaanle Maxamed Cali kuwaas oo ka tirsanaa hay’adaha amniga, isagoo sha cabka Soomaaliyeed ku war-galiyay in aan lala tac aamuli karin kuwa baxsadka ka ah sharciga iyo laama amniga dowladda.
Dhanka kale Wasiirka Warfaafinta XFS ay aa intaas ku daray in la bilaabay gabagabeey nta howlgalka wajiga koowaad ee khawaarijta ka dhanka ah oo looga ciribtiray goobah ay ku harsan yihiin,lagana bilaabi doono Galmudug iyo Hirshabeelle si loogu gudbo wajiga labaad ee dagaalka.
Dhanka kale waxaa u intaas ku daray in dhawaan u la bilaabi doono wajiga labaad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo argagixis ada naf la caariga ah.
Halkaaan hoose ka daawo shirka Jaraa’id ee u qabtay wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac oo uga warbixiyay arr imo badan oo la xariira amniga Dalka
Guddoomiyaha xiriirka cayaaraha fud ud oo iska difaacday eedeymihii shaq ada looga joojiyay
Guddomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee ci yaaraha fudud, Khadiijo Aadan Daahir, ayaa sheegtay, xiriirka olombikada Soomaaliya in uu san wax shaqo ah ku lahayn tartanka orodada ardayda jaamacadaha ee lagu qabtay Sh iinaha.
Guddoomiye Khadiijo oo shaqo joojin lagu sameeyay, waxay sheegtay in tartankaas loo ra bay qof arday ah oo jaamacadaha ka qallin jeb iyay, sidaasna ay tahay sababta Nasro Abuu kar Cali loogu diray tartankaas, inkastoo guul darro iyo fadeexad ay kasoo hoyisay tarta nkaas.
Iyadoo loo diiwaan galiyay inay noqotay orodyahanaddii ugu hooseysay abid tartan heer ca alami ah, waxayna oroday ka liya 21.81 ilbiriqsi. Arrintaas oo keentay in wa saaradda cayaaraha iyo xiriirka olombikada ay aad u dhaleeceeyaan guddoomiyaha cayaar aha fudud.
Khadiijo, inkastoo aysan ka hadlin shaqo jooj inta lagu sameeyay, haddana waxay sheegtay inaysan u joojindoonin dhaleecaynta loosoo je ediyay, iyadoo aaminsan in aanay samayn wax qalad ku ah shaqadeeda iyo midda xiriirka cayaaraha fudud ee Soomaaliya.
Dhinaca kale, Nasro Abuukar Cali oo iyada na la wareystay ayaa sheegtay in aysan jirin tar tamo ay kagasoo qeyb gashay jaamacadaha, iyadoo sheegtay in aysan jaamacaduhu lahayn tartamo orodo ah oo loo qabto gabdhaha.
Waxay kaloo sheegtay inuu muruq booday maalin ka hor tartanka, ayna tahay sababta ay u ordi weyday oo ay tartanka uga hartay.
Wararkii ugu dambeeyay abaabulka ciidan ee ka jira Gobolka Mudug
Abaabul iyo diyaargarow ciidan ayaa laga soo sheegaya Koonfurta Gobolka Mudug, kaas oo qayb ka ah wejiga labaad ee hawlgalka ka dhanka ah maleeshiyada Al Shabaab.
Ciidanka Xoogga Dalka iyo xoogag deegaanka ah oo la abaabulay ayaa isu diyaari naya gulufka la doonayo in maleeshiyadaasi lagaga saaro deegaanada ay kaga sugan yihiin koonfurta gobolkaasi.
Taliska Qaybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, maamulada degmooyinka iyo odayaa sha beelaha ayaa abaabulay ciidamada iyo da dka deegaanka, oo ay tahay in ay iska kasha daan hawlgalka la damacsan yahay in kooxaha argagixisada lagaga suuliyo deeg aanada Galmudug.
Wararka ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqa xoogiisu uu ka socdo Degmada Wisil, halkaas oo sidoo kale lagu diyaariyay Xerta Ahlu Sunn ada Gobolada Dhexe.
Xiriirka Villa Somalia iyo Hoggaanka Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ayaa la fahamsan yahay in muddooyinkii ugu dambeysay uu ka soo reynayay, iyadoona Dowladda Federaalka ay urur diimeedkaasi weydiisatay in hawlgalka ka gacan siiyaan.
Sabtidii ayay ahayd markii duleedka Magaa lada Guriceel lagu soo bandhigay xoogag dee gaanka ah oo la abaabulay, isla-markaana ay qayb ka yihiin Xerta Ahlu Sunna.
Xertan ayaa u badan Xoogagii Ahlu Sunna da Gobolada Dhexe ee kala irdhoobay, ka dib markii Dowladdii Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo iyo Dowlad Goboleedka Galmudug ay Hoggaankii Maamulka Ahlu Sunna sanadihii 2019-2020 kala wareegeen Magaalooyinka Mat abaan, Guriceel, Dhuusamareeb, Caabudwa aq, Xeraale iyo deegaano kale.
Xerta Ahlu Sunna ayaa Shabaabka sana dihii 2021-2022 ka hor istaagtay weeraradii ay ku doonayeen in ay kula wareegaan Wisil, Bax do iyo Qaayib, tani oo muujisay in ay yihiin xo ogag weli jira.
Ciidamada haatan lagu diyaariyay Wisil ay aa la filayaa in ay xoreeyaan deegaano ay ka mid yihiin Caad, Cammaara, Dabagalo, Dumaa ye, Bacaadweyne iyo Shabellow.
Sidoo kale Xerta Ahlu Sunna ee muddooyin kii ugu dambeysay kutubo raaca ku ahayd De gmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa qayb ka ah qorshaha socda ee lagu wado in mintidiinta Shabaabka lagaga saaro deegaan ada hoostagga degmadaasi.
Xertan oo qaab beeleed u abaabulan ayaa la sheegaya in sidoo kale ay la hawlgeli doona an Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaan ka ee loogu talagalay inay qabtaan Magaaloo yinka Ceelbuur iyo Galhareeri.
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ka hadlayay shirka arrim aha amniga looga hadlayo ee Khamiistii Dorra ad ka furmay Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in dadka reer Galmudug ay hadda diyaar u yihiin in ay dhulkooda ka sifeeyaan har aadiga argagixisada.Shalay waxaan haysanaa fursad weyn, wa a loo istaagay, waana loo taa gan yahay wejigii labaad ee ka sifeynta haraa diga argagixisada.” Ayuu yiri Madaxwey ne Qoorqoor. Madaxweyne Qoorqoor ayaa xusay in reer Galmudug ay fure u noqon doonaan gulufka kooxaha argagixisada looga ciribtirayo guud ahaan dalka.
DF ayaa wareegga hore ee wejiga labaad ee hawlgalka diiradda ku saare ysa in marka hore colkaasi laga soo afjaro deegaanada Gal mudug iyo Hirshabelle, marka xigtana ay ciida madu cagta mariyaan dhulka ay mintidiintu ka maamulaan deegaanada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, markaas oo la filayo in hawlgalka ay dib kaga soo biiraan ciidamo ka socda dalal ka deriska.
Weerar qarax ku billaawday oo lagu qaaday saldhig kuyaalla Gobolka Gedo
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan weerar qaraxyo ku billaawday oo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay ku qa adeen Saldhig Ciidamada dowladda ku leey ihi in degaanka Geedweyne oo katirsan Gobol ka Gedo ee Maamulka Jubbaland.
Goobjoogayaal ku sugan degaanka Good wey ne oo hoostaga degmada Doolow ayaa sheegay in qaraxa kadib uu dhacay dagaal xoo ga naa oo socday ku dhawaad saacad kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda iyo Al-Shab aab.
Waxaa jira khasaaro dhim asho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dagaalka wallow aan weli laga helin faah fa ahintas rasmiga ah, isla markaana saraakiisha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee G/Gedo aysan weli ka hadlin.
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaar aya degaanka Geedweyne oo katirsan Gobol ka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka ay wadaan howlgallo ay ku baadi gooba yaan Xubnihii ka tirsanaa Al-Shabaab ee soo weeraray
Madaxweynaha Puntland Oo Qaabilay Safiir ka D/Itoobiya U Qaabilsan Soomaaliya
Madaxweynaha Puntland ayaa Shalay xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay safiirka dowladda Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya. Qor aal ka soo baxay Mada xtooyada ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Deni uu qaabilay safiirka Itoobiya ee Soomaaliya Mukhtaar Maxamed Waare.
"Madaxweynaha Dowladda Puntland Md. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxt ooyada Puntland ku qaabilay Safiirka Dowl adda Itoobiya ee Soomaaliya Amb. Mukhtaar Muxammad Waare” ayaa lagu yiri warka Mada xtooyada.
Qoraalka Madaxtooyada laguma sheegin Aj andaha ay ka wada-hadleen Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo safiirka dowladda Itoo biya u qaabilsan Soomaaliya Mukhtaar Maxa med Waare. Kulanka Madaxweynaha iyo safi irka Itoobiya waxaa goob-joog ahaa Madaxw eyne ku xigeenka Puntland iyo Qunsuliyada Ito obiya ee Puntland.
DFS iyo Jubbaland oo ka wada hadlay u gur ma shada dadka kunool degaannada Jubb aland
Gudoomiyaha hay’adda maareynta Musii booyinka Qaranka ee Soomaaliya Maxamuud Maaclin Cabdulle ayaa bo oqasho ugu tagay Mad axw eynaha dow lad Gobole edka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Oo kusugan Magaalada Muqdisho. Kulanka oo ka dhacay hoyga uu madaxweyne Axmed kad aganyahay caasimada ayaa waxaa goob Joog ka ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Ma areynta Musiibooyinka Jubaland Axmed Xasan Cumar iyo mas’uuliyiin kale.
Kulanka waxaa diirada lagu saaray gurmad ka dadkii ay Musiibooyinka saameeyeen ee Ju baland gaar ahaan dadkii kabara kacay Ceel Cade iyo Gerilley ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay ka dhaceen duqeymo diyaaradeed.
Gudoomiyaha hay’adda maareynta Musii booyinka Qaranka ayaa soo bandhigay dadaal ada hay’ada ee dhanka mashaariicda oo dhaw aan lafilaayo iney ceelal biyood kahirgeliso dee gaano kamid ah Jubaland iyo dhismaha xaru nta gurmadka dagdaga ah ee Jubaland oo ay kawada shaqeynahaan SODMA iyo wasaarad da Gargaarka Jubaland.
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubal and Axmed Maxamed Islaam ayaa uga mahad celiyay Madaxda hay’adda Maareynta musiibo oyinka dadaalka ay wadaan ee a u gurmasha da dadka ay dhibaatooyinka soo gaaraan, isa ga oo ugu baaqay inay laba jibaa raan dadaal kooda.
Odayaasha Beesha Xawaadle oo Bale dewy ne kaga dhawaaqay shirwe yne guud oo Beesha ku yeelaneyso Baledw eyne
Kulan ay Shalay ku yeesheen maga alada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiir aan qey baha kala duwan ee Bulshaweynta Beesha Xa waadle oo ay ugu horeyaan Odayaasha dha qanka, Siyaasiyiinta, Aqoo nyahanada, iyo dhal inyarada Beesha Xawaadle ayaa lagu iclaami yay shirweyne guud oo ka dhici doono gudaha maga alada Baledweyne.
Qaar ka mid ah Wa xgar adka Beesha Xaw aadle oo si kooban ula hadlay Warb aahinta ayaa waxay sheegeen in shirweyne gu ud oo ay Beesha kaga tashane yso aayaheed uu ka dhici doono Beledweyne 11-ka bishaan August.
Odoyaasha la hadlay warbaahinta wax ay sheegeen in shirkaan uu iclaamiyay Ug aaska Beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo dhawaan dib ugu laabtay ma gaalada Baledweyne oo uu ka maqna mudo ka badan hal sano.
"Waxaa dhici doono 11-ka bishaan kulan gu ud oo looga tashanayo Aayaha Beesha kadib shirkii 1-aad ee lagu soo gabagabeeyay Magaa lada Nairobi ee dalka Kenya, shirkaana waa mid daba socda shirkii Nairoobi, Ugaaska ayaa ku baaqay waxaana looga hadlaya aayaha be esha, waxaana kasoo qeyb galaya dha maan waxgaradka beesha ee ku kala su gan dunida dacaladeeda" ayuu yiri mid ka mid ah waxga radka Beesha Xawaadle oo warbaahinta la hadlay. Si kastaba ha ahaate shirkaan lagu wa do in Beesha Xawaadle uu Baledweyne ka ga furmo 11-ka bishaan ayaa waxaa la faliya iney kasoo baxaan natiijooyin wana agsan oo ku aadan caqabadaha ka taagan Baledweyne ee ka dhashay xilka qaadistii Cali Jeyte oo sa ba btay in Baledweyne lo oga dhawaaqo maa mul la baxay Hiiraan State oo uu madaxweyne ka yahay Cali Jeyte Cismaan iyo waliba taba sho oyin kale oo ay beesha ka qabto xilalka ay ka heyso dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay horay u sheegtay ineysan aheyn kuwa u qa lma beesha.
Taliska Militariga oo xoojiyay difaaca Ciidan ka Xoogga Dalka ee Goofgaduud
Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa sheegaya in Taliska Ciidanka Xoogga Dalka uu ciidan dheeri ah geeyay deegaanka Goofgad uud Buurey ee Gobolka Baay.
Goofgaduud Buurey oo 30km dhanka waqooyi ka ga beegan Magaalada Bay dhabo ayaa ka mid ah goo baha laga ilaaliyo amniga magaaladaasi.
Tani ayaa waxay ka dambeysay, ka dib markii maleeshiyada Al Shabaab ay kordhiyeen we erarada ay ka gaysanayaan xerada militari ee deegaankaasi ku taala.
Shabaabka ayaa Shalaynimadii Arbacada oo ugu dambeysay weeraray xeradaasi ciidan, in kastoo ciidamada ay ka hortaggeen, isla-mark aana ay fashiliyeen weerarkaasi.Taliyaha Qay bta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, General Xasan Isaaq Cumar (Xasan Baydhabo) ayaa sheegaya in ciidamadiisa ay isaga filan yihiin weerarada kooxaha argagixisada.
Taliyaha ayaa tilmaamay in ay wadaan aba abulkii ugu dambeeyay oo ay ugu diyaargaroo bayaan wejiga labaad ee hawlgalka, isago ona sheegay in mar dhow uu hawlgalku ka bilaab an doono deegaanada Koonfur Galbeed.
Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed, Xasan Cabdiqaadir Maxamed ayaa isna sheegaya ina anay Shabaabku lahayn itaal ay Shalay kula wareegi karaan Goofgaduud Buurey.
"Goofgaduud Ciidanka Xoogga Dalka Soom aaliyeed ayaa jooga, difaaciisana waa adag ya hay, Shabaab wixii ay hayaan oo ciidan ah mar kii ay keenaan, meel ay tabar u helayaan ma aha.” Ayuu yiri Wasiirka oo VOA la hadlay.
Wasiirka ayaa weerarada Shabaabka ee Saldhigga Goofgaduud ku sheegay mid uun la mid ah weerarada kale ay ka gaysanayaan xer yaha ciidamada, isla-markaana ay ku muujina yaan inay weli yihiin cudud jira.
"Dad tabartooda sii dhammaatay waaye oo hadda tabar weyn aanan jirin ah, laakiin waxay ka rabaan uun waan joognaa inay dhahaan oo xerooyinka wax ku soo tuurtuuraan, ka dibna cararaan.” Ayuu yiri Wasiirku.
Goofgaduud Buurey waa deegaan istiraatiiji ah oo ku yaala waddada xiriirisa Magaalooyin ka Baydhabo iyo Waajid ee Gobolada Baay iyo Bakool.
Somaliland oo shaaca ka qaaday ‘qor she culus oo ay damacsan tahay’ PuntlandXukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in maamulka Puntland uu waddo qorshe ka dhan ah ciidamada Somaliland ee ku sugan aagga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.
Wasiirka Arrimaha Gudd aha Somalila nd Maxa med Kaahin Axmed oo arrintaasi shaaciyay ayaa waxa uu mad axweyne Saciid Deni ku eede eyay inuu ka dambeeyo dagaalka Laasc aan ood, uuna qaadayo weerarkii ugu dambe eyay.
"Hadda imika dagaalka Laascaanood ninka wadaa waa Drni, weerarkii ugu dambeeyay ay uu hada qaadaya, Xalay ayuu soo baxay ciidan kii uu diyaarinayay, ama aroorta ayay Garoowe ka soo baxayaan” ayuu yiri Wasiir Maxamed Kaahin Axmed.
Waxa uu intaas kusii daray "Looma baahne yn in Puntland ay dagaalka Laascaanood hoga miso, ee waxaa loo baahna inay horumariso oo hagaajiso deegaanada ay gacanta ku hay so.”
Hadalka Wasiir Kaahin ayaa imanaya xili dhawaan maamulka Puntland uu qirtay in ciid an iyo dhaqaale wixii ay hayeen ay ku bixiyeen dagaalka Laascaanood, muddo ay Isimida dha qanka SSC ka difaacayeen eedeymaha Soma liland.
Tan iyo markii uu bilaabmay dagaalka Laasc aanood waxaa isa-soo tarayay dhinacyada ku biiraya dagaalka, ayada oo labada dhinac ay weli isku hor fadhiyaan duleedka magaalada La ascaanood ee xarunta gobolka Hiiraan.Si ka staba, Somaliland iyo Puntland ayaa mid walba u xusul duubaya sidii ay uga talin laheyd dee gaanadaasi la isku hayo, iyada oo dadka dee gaanka ay ku haminayaan in ay dhistaan ma amul madax-banaan. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa dhawaan ka shanqadhiyay inuu rejo ka qabo in reer Sool ay wax la dhistaan maamulkiisa Puntland. Halka taasi bedelkeedana ay rabto xukuumadda Somaliland.
Madaxweyne xilka laga tuuray oo u qey lo-dhaamiyay Mareykanka& Beesha Caalam ka
Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Niger Mohamed Bazoum ayaa ugu baaqay Mareyk anka iyo beesha caalamka in ay caawiyaan da lkiisa,isla markaana ay soo celiyaan nidaamkii dastuuriga ahaa ee dalkaasi. Bazoum, oo t odobaadkii hore ay milita riga xilka ka qaadeen, ayaa hadal uu ku daa bacay Washington Post ku shee gay ku muujiyay digniin ku saabs an cawaaqib xumada ka dhalan karta xukunka mile eriga haddii uu guulaysto afgambiga isaga ka dhanka ah.
"Inqilaabka ay sameeyeen koox ka tirsan millatariga ee dhacay July 26, wax cudurdaar ah ma lahan haddii ay guulaystaan kooxdaasi na waxay cawaaqib xun ku yeelan doontaa da lkeena, gobolka iyo adduunka oo dhan” Moh amed Bazoum ayaa sidaas sheegay maalinima dii Dorraad oo Khamiis aheyd.
Madaxweynaha xilka laga tuuray ee Niger oo ka mid ah hogaamiyayaasha taa geera reer galbeedka ayaa sheegay in da lka ku yaal galb eedka Afrika uu ahaa ift iinka rajada gob olka ee ay ragaadiyeen rabsha daha ku lugta lehxa gjirnimada.
Xuseen Qaasim oo ka hadlay dhacdo hadda kahor ka dhacday degmada Raa so oo dad lagu laayay
Wasiirka Madaxtooyada ee dowlad degaan ka Soomaalida Xuseen Qaasim oo kamid ahaa wafdigii ay xukuumaddu u dirtay carriga Maree kanka, ayaa wax laga waydiiyay qaar kamid ah dhacdooyin hadda ka hor degaanka Soomaa lida ka dhacay oo dad Shacab ah lagu laayay.
Xuseen Qaasin waxaa wax laga waydiiyay dhacdo 2020kii ka dhacday degmada Raaso oo dad shacab ah lagu laayay, kaddib markay dad Mudaaharaa dayey ay isku dhaceen Ciidankii Booliska ahaa ee ku sugnaa dedmada Raaso, dhacdadaas oo la sheegay in marar kala duwan oo wax laga waydiiyay Wasiirka oo xilligaas ahaa Hogga anka Nabadgalyada degaanka Soomaalida uu ku tilmaamay Shaqaaqo.
Haddaba Wasiirku waxa uu arrintaas kaga jawaabay in dadkan Mudaaharaadka samayn ayay oo uu ku sheegay in shakhsiyaad kale ay soo abaabuleen ay isku dayeen inay galaan xe rada Ciidanka Booliska sidaasna uu dhibku ku dhacay, waxa kale oo uu sheegay in baadhis la sameeyay lagu ogaaday in ciidanka Boolisku ee goobtaas ku sugnaa aysan wax xad gudub ah samaynin, waa siduu hadalka u dhigay Xu seen Qaasim Wasiisrka Madaxtooyada ee dow lad degaanka Soomaalida.
" Dadka xuquuqdiisa waala ilaaliyaa, wixii la kufsan jiray iyo wixii la dili jiray ma jiraan, laa kiin markay dhacdooyin dhacaan waa in la ba adho oo wixii kasoo baxa lagu kalsoonaado, waxaa jira kiisas markii la baadhay lagu helay inay Ciidamadda dowl addu gaysateen oo tall aabo laga qaaday ama Ciidanka Millitariga ha noqdaan ama Booliska degaanka Soomaalida ha noqdaan" ayuu yiri Wasiirku.
Ugu dambayn, Wasiirku waxa uu xusay ina ysan jirin sabab loo laayo dad shacab ah oo aan waxba Shalaysan, balse mararka qaar ay dhacdooyin dhacaan baadhis la sameeyo oo ciddii lagu helo inuu dhacdadaas ku lug lahaa ama ka dambeeyo laga tallaabo qaado
Jabhad cusub oo lagaga dhawaaqay gobo lka Sanaag ee Somaliland ayaa xukuumada da gaal ugu hanjabtay
Kooxdan oo dhallinyaro u badan oo hubaysan, ay aa ku dhawaaqday in ay yihiin jabhad la mataano ah jabhada kale ee dhawaan gashay buurta Gacan-libaax, waxay na fariin u direen madaxweynaha.
Anagu waxaanu nahay Garxajis bari, Muus ena wax ala waxan u arkaa ma jiro, baryina maayo Shalay, taad keentay yay kula xumaan diyaar ayaanunahay, jabhada joogta Gacan-libaax arrin iyo adduunba waanu idinla garabt aaganahay" Mid kamid ah jabhada ayaa sidaa yidhi.
Waxay sheegeen in ay hubka u qaate en si dii ay Somaliland uga badbaadin lah aayeen kalidiitalisnimo, ay sheegeen in uu ku dhaqma yo Madaxweynaha Somalilnd Muuse Biixi Cabdi Jabhadan ayaa imanaysa maalmo ka dib markii dhallinyaro reer Saaxil ahi ay sheegeen inay jabhadyihiin, isla markaana ay agagaarka bu urta Gacanlibaax dagaal kula galeen ciid amada Somaliland.
Odayaasha dhaqanka Somaliland iyo baarla amaanka oo Hargaysa shirar ku yee shay ayaa sheegay in ay ka hawlgali doo naan hubka dhig ista dhallinyarada hubka qaadatay.
Inkasta oo uu xisbiga Waddani ku baaq ay nabad iyo in jabhadaynta la joojiyo, had ana ko oxahan hubaysan ayaa ah taagee rayaasha xis biga oo kasoo hor jeeda furi sta ururada siyaa sada, kuna baaqaya door asho madaxweyne.
Faratoon: Burbur wayn ayaa ku dhacay gobolka Sool
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ay aa sheegay in gobolka Sool ay colaadu soo ga adhsiisay burbur xoog leh, loona baahanyahay in laga hawl galo soo celi nta nabada. Prof: Fara toon oo ka qaybgalay xaf lad ay u sameeyeen buls hada reer Sool ee de gan magaalada Hargay sa, ayaa sheegay in burbur dad gaar ahi ay u sababyihiin uu ka dhacay gobolka Sool.
"Burbur wayn ayaa ku dhacay Sool, iyo inta jiideeda ah ee deegaanka dadkaasi ay dagaan, runtii burbur aan la malayn karin ayaa ku dhac ay, dee waxaana danbigeeda leh dadka iyagu burburka sameeyay ee u sabab ahaa" ayuu yidhi Prof: Faratoon.
Faratoon waxa uu sheegay in xukuumada iyo shacabka Somaliland labaduba ay diyaar u yihiin sidii nabad loogu soo dabaali lahaa Laa scaanood, isaga oona sheegay in colaad aan ji rin laga dhex abuuray shacabka.
"Kuligeen masuuliyad ayaa inaga saaran wa a in aynu ka hawl gala dadkee nana bad baad inaa, col idin lama aha reer Somaliland, Isaaq colidin lama aha, Samaroon col idin lama aha waa wax la abuuray" ayuu yidhi Prof: Faratoon.
Guddoomiyaha ayaa kadib markii uu Arba cadii si rasmi ah ula wareegay xilka guddoomiy aha golaha sheegay in isaga iyo goluhuba ay ka shaqayn doonaan sidii nabad loogu soo dab aali lahaa magaalada Laascaanood.
Faratoon waxa uu sheegay in kadib markii la doortayba uu u tafoxaytay sidii uu nabad uga dhexdhalin lahaa dhinacyada siyaasada isku haya, iyo bulshadaba, isaga oo kaashanaya xu bnaha kale ee golaha.
Dowladda Soomaaliya iyo kooxda Al-shab aab oo lagu eedeeyay inay askareey een bo qolaal carruur ah
Warbixinta ka ganacsiga dadka oo ay sii daysay Dowladda Maraykanka, ayaa soo ban dhigtay tiro aad u badan oo carruur askar ah oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaadka la shaqeeya.
Warbixinta oo todobaadkan soo baxday ayaa muujineysa xadgudubyada ka dhan ka ah xuquuqul insaanka ee weli ka socda dalka, iya doo Al-Shabaab iyo dowladda Federaalka Soo maaliya ay yihiin kuwa ugu horeeye ee lagu eedeeyay xagudubyadan.
Warbixinta Xoghayaha Arrimaha Diba dda ayaa si cad u sheegtay in Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka ay ciidamada dow ladda ama kooxaha kasoo horjeeda ay askareeyaan carr uurta. D/Soomaaliya ayaa lagu eedee yay inay qoratay boqollaal carruur ah oo askar ah 2022 oo keliya, taasoo ka hor ima anaysa sharciga ka hortagga carruurta la askareeyo.
Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale diiw aan galisay in 1,094 carruur ah oo qaarkood ay da’doodu ka yar tahay 8 sano jir ay ku dhiba ateysan yihiin Al-Shabaab iyo ciidamada dowl adda Soomaaliya.
Warbixintan Qaramada Midoobay ay soo sa artay ayaa ah warbixintii ugu badnayd ee xad gudubyada halista ah ee ka dhanka ah car ruurta ku sugan meelaha colaaduhu ka jiraan.
Soomaali badan oo laga masaafurinayo
Dowladda Turkiga ayaa sheegay inay dalk ooda ka saarayaan in ka badan hal milyan oo qof oo ah soo-galooti ah. Dadkaan ayaa bad ankooda u dhashay dalka Suur iya, kuwaasi oo aan sharci rasmi ah ku joogin dalkaasi.
Sidoo kale mas’uuliyiinta socd aalka ee Turkigu waxay bilihii ugu dambeeyay qaad een ololeyaal la gu beegsanayo dadka Afrikaanka ah ee ay Soomaalida ku jirto ee ay sharciyadii ka dhaceen, balse weli dalka gudihiisa sii joo ga &kuwa ku soo galay hanaan sharci darro ah Ololahaan lagu aruurinayo dadka soo-galootiga ah ayaa sare u kacay tan iyo doorashadii dalk aasi kadib, ayada oo noqotay dareen xooggan shacab dhexdiisa ka jira, kaasi oo la dhayalsan karin.
Cabdulcaziiz Cawil Maxamuud oo madax ka ah urur lagu magacaabo Iskaashiga Soomaal ida Turkiga oo xaruntoodu tahay magaalada An kara ayaa VOA uga warbixiyay arrintaan iyo culeyska Soomaalida kasoo wajahaya.
"Si guud ahaan inta uu waddanka inta uu do orashada ku jiray iyo intii ka dambeysay waxaa jirtay kaambayn ama olole dadka ajaanibka ah il gaar ah lagu eego, sababta oo ah waxay no qdeen qodobka 2-aad ee waqtigii ololaha doora shada marka dhaqaalaha laga tago,” ayuu yiri.
Sidoo kale waxa uu sheegay in aysan jirin beegsi gaar ah oo dowladda Turkiga ku hayso Soomaalida, balse ay kala siman yihiin dadka kale ee ajaanibta ah ee ku nool dalkaasi.
"Waqtiyada qaar waxaa dhici karta in qofkii oo dalka hanti ku leh lasiiyo rejected, maadaa ma aan il gooni ah lagu eegin dadka hantida ku leh dalka ee ajaanibta ah iyo kuwa kale. Laak iin waxaa odhan karnaa sharciga waa loo wada siman yahay oo qofkasta shuruuc ayaa laga ra baa haddii ay soo dhameystiraan wey qaatan sharciga.”
Waxa uu intaas kusii daray "Kiisaska u bad an ee Turkiga waa qofka waddanka Turkiga bil aa sharci kusoo gala iyo qof ka sharciga ka dhacay ee sii jooga waa isku mid. Qofka sharciga ka dhacay waxaa imaneysa in Booliska la tacaamulaan.”
NIN U DHASHAY DALKA MAROOKO OO LAGU XUK UMAY SHAN SANO OO XARIG AH KADIB MARKII UU BOQOR KU DHALEECEEYAY QORAAL UU SOO DHIGAY FACEBOOK
Xukunka maxkamadda ee ku saabsan qora allada ka soo horjeeda xiriirka waddanku la le eyahay Israa’iil waa ‘mid adag oo aan la fahmi karin’, ayuu yiri qareen
Isticmaale internet-ka Marooko ah ayaa lagu xukumay shan sano oo xadhig ah ka dib markii uu boqorka ku dhaleeceeyay Facebook-ga sa babo la xidhiidha in waddanku caadi ka dhigay xidhiidhka Israa’iil, sida uu sheegay qareen kiisu.
Said Boukioud, oo 48 jir ah, ayaa Isniintii la gu xiray jagooyin uu ku dhaleeceeyay caadini mada "qaab loo fasiran karo dhaleeceynta boq orka”, qareen El Hassan Essouni ayaa Arbac adii sheegay, isagoo intaa ku daray inuu racf aan ka qaatay.
Sida uu qabo dastuurka dalka, arrimaha dib adda waxaa awood u leh boqorka, Boqor Max amed VI. Morocco iyo Israel waxay caadiyeey een xiriirkooda bishii Diseembar 2020 taasoo qayb ka ah heshiiskii Abraham ee uu Maraykan ku taageeray. Xukunka maxkamadda Casabl anca "waa mid adag oo aan la fahmi karin”, qareenka ay aa yiri.
Waxa uu intaa ku daray in inkasta oo macm iilkiisu uu muujiyay diidmada xidhiidhka Israa’iil, haddana aanu wax niyad ah u haynin inuu boq orka ku xumeeyo inuu sidaas sameeyo.
Qoraallada Facebook-ga la soo dhigay wax ay ku taariikhaysan yihiin dhammaadkii 2020, markaas oo Boukioud uu ku noolaa oo uu ka shaqaynayey Qatar.
Waxa uu tirtiray qoraaladii oo uu xidhay ako onkiisa markii uu ogaaday in lagu dacwaynayo dalka Marooko, ayuu yidhi qareenku.
Natiijooyinku waxay soo jeedinayaan in isti cmaaleyaasha Facebook ay raadiyaan waxy aabo ku habboon aragtidooda.
Beddelka algorithmsyada Meta kama aysan ca awin kala-soocidda siyaasadda Mareykanka, daraasad ayaa muujisay
Rag U Dhashay Uganda Iyo Tanzania Oo Do ona yay Inay Ku Biiraan Alshabaab Oo Lagu Xirey Garissa
Booliska Kenya ayaa ku xirey magaalada Ga rissa lix ruux oo shan ka mid ah ay ka soo jee daan dalka Tanzania halka midka kalana uu u dhashay dalka Uganda, iyagoo doonayay inay soo galaan dalka Soomaaliya kuna biiraan koo xda Alshabaab.
Booliska ayaa magacyado oda ku sheegay raggan la qab tay Muhamed Jahad Farah, Sa ad Suleiman Saleh, Nadrik Mb wana Salum, Abdul Kadir Salum Seif iyo Ali Issa Ali, oo dhamaantood u dha shay Tanzania iyo Hassan Tourabih Kintosa oo u dhashay Uganda.
Waxay sidoo kale sheegeen Booliska in mar kii su’aalo la weeydiiyay, raggan la qabqabtay inay qirteen inay u socdeen Soomaaliya si ay ugu biiraan al-Shabaab. Xiritaanku waxa uu imanayaa wax yar laba toddobaad ka dib markii mar kale la xidhay sad dex nin oo u dha shay Tanzania oo kala ah Abdul Saif Salimu, Zuberi Ngare Mtondoo iyo Seif Abdalla Juma oo lagu qabtay Korakora, Garissa, ka dib markii ay dadweynuhu soo war geliyeen joogitaa nkooda aagga.
Saraakiisha ayaa sheegay in labo kale oo Tanzanian ah oo kala ah Cabdiraxmaan Shaffi Mkwatili, 25, iyo Sadam Jafari Kitia, 30, lagu qa btay 12-kii July iyagoo gacanta ku haya buug xusuus qor ah oo ku qornaa luqadda Sawaax iliga oo ay u adeegsanayeen inay ku hagaan safarkooda Tanzania ilaa magaalada Jilib ee dalka Soomaaliya.
Wada shaqeyn dhexmartay hay’adaha amn iga iyo shacabka ku dhaqan gobolada Waqooyi ayaa noqday mid wanaagsan, waxaana dadka deegaanku ay noqdeen kuwa diyaar u ah inay xogta la wadaagaan maamulka deegaanka.
"Dadweynaha waxaa lagu dhiirigelinayaa in ay sii wadaan la wadaaga macluumaadka hay’ adaha ammaanka ee ay khuseyso,” ayuu yiri guddoomiyaha gobolka John Otieno.
Dadka deegaanka ayaa sidoo kale loogu ba aqay in ay mar walba feejignaadaan oo ay ku soo wargaliyaan booliska cid kasta oo ay ka shakiyaan.
Booliisku waxa ay sheegeen in uu jiro isbe ddel ay ku sheegeen in ay ku jiraan dadka la qorayo ee u safraya in ay ku biiraan Al Shaba ab ama Daacish, in la siiyo hab-raacyo safar oo ay kaga fogaanayaan isgaarsiinta inta ay jidka ku jiraan ama ay dadka weydiiyaan waddada si looga fogaado shakiga.
Laamaha amaanka ayaa sidoo kale digniin u jeediyay howl wadeenada gaadiidka dadwey naha in ay ka digtoonaadaan oo ay la wadaaga an xog kasta oo ku saabsan dhaq-dhaqaaqa ajaanibta ay ka shakiyaan.
Laamaha amaanka ayaa kordhiyey dabagal kooda iyo baaritaanada iyadoo waqtiyadii dam be lagu arkay dhalinyaro u socdaaleysay inay ku biiraan kooxaha argagaxisada ah ee So omaaliya.
Qaar ka mid ah ajaaniibta ku biiraya kooxa ha argagixisada ayaa inta badan loo adeegsa daa qaraxyo ismiidaamin ah oo meelo kala duw an ka dhaca, sida ay saraakiishu sheegeen.
Donald Trump oo markale maxkamad la soo taagay
Madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ka soo muuqday maxka mad ku taalla caasimadda Maraykanka ee Wa shington si wax looga weydiiyo eedo loo soo jeediyey oo la xiriiray, inuu isku dayay inuu hor istaago natii jadii doorashadii madaxtinima da ee sannadkii 2020, ka dib markii lagaga adkaaday.
Donald Trump ayaan wax dembiya qiranin, oo ku aaddan eedaha loosoo jeediyey, kuwaas oo ahaa eedihii ugu horreeyey ee heer federaal ah oo lagu soo oogo, iyada oo loo haysto ‘isku day fashilmay oo la doonayey in lagu hor istaago in xukunka si nabad ah loo kala ware ejiyo’.Trump ayaa ka soo hor muuqday maxkam ad heer federaal ah oo ku taalla Washington DC, laba maalmood uun ka dib markii afar ee dood oo cusub uu ku soo oogay Jack Smith oo ah Garyaqaanka Gaarka ah ee Waaxda Cada aladda ee Maraykanka.
Trump ayaa lagu eedeeyey inuu isku dayey, inuu leexiyo rabitaanka codbixiyayaasha si uu uga hortago guusha xisbiga dimoqraadiga gaar ahaan Joe Biden, iyada oo bishii January 6-de edii ee sannadkii 2021 ay xoog gudaha ugu gal een golaha baarlamaanka ee Maray kanka, taa geerayaal cadhaysani, iyaga oo isku dhacay laamaha ammaanka.
ISIL (ISIS) Oo Xaqiijisay Geerida Hogaamiyahooda Iyo Hogaan Lagu Bedelay.
Dowladda Islaamiga ah ee Ciraaq iyo Shaam (ISIL ama ISIS) ayaa xaqiijisay geerida hoggaamiyahooda, Abu Hussein al-Husseini al-Qurashi, intii lagu jiray "isku dhac toos ah” oo ay la galeen kooxda Hayat Tahrir al-Sham ee gobolka Idlib, oo ay fallaagada gacanta ku hayaan. waqooyi galbeed Suuriya.
Hadalkan ayuu afhayeenka ISIL ku shee gay fariin la duubay oo uu soo dhigay Tele gram, isagoo aan sheegin taariikhda uu geeri yooday.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa bishii April sheegay in ciidamada sirdoonka Turkiga ay ku dileen hogaamiyaha Suuriya. Geerida Abuu Xuseen al-Xuseeni al-Qurashi ayaa ka dhigan inuu dhamaaday hoga ankiisa, isagoo noqday hogaamiyihii afaraad ee kooxda la dilo.
ISIL, oo la kulantay kororka saadaasha hawada 2014-kii oo ku dhawaaqday inay iskeed ugu dhawaaqday "Khaliif” dhulal badan oo Ciraaq iyo Suuriya ah, ayaa la kulantay guuldarrooyin isdaba joog ah oo ay ku qaadeen weeraro ay qaadeen xoogagga ka soo horjeeda.
Xukunka kooxda ayaa lagu sifeeyay falal aad u fool xun, oo ay ka mid yihiin madax goyn iyo toogasho wadareed.
Ka dib guuldarrooyin ka dhacay Ciraaq 2017 iyo Suuriya 2019, ISIL waxay sii wadaa inay khatar ku tahay unugyada hurda ee weer arada ka geysta labada dal.
Hogaamiyaha cusub ee la magacaabay, Abu Hafs al-Hashimi al-Qurashi, ayaa la waree gaya hogaanka shanaad ee kooxda tan iyo markii la aasaasay.
Bishii Nofembar ee sannadkii hore, ISIL waxay soo warisay geerida hoggaamiyihii hore, Abu Hasan al-Hashimi al-Qurashi, halka hogga amiyihii ka horreeyay, Abu Ibrahim Al-Qurashi, lagu dilay weerar uu Mareykanku ka geystay gob olka Idlib bishii February ee sannadkii ka horreeyay. . Hogaamiyihii ugu horreeyay ee kooxda, Abu Bakr al-Baghdadi, ayaa sidoo kale lagu dilay Idlib bishii Oktoobar 2019. Geerida Abuu Xuseen al-Xuseeni al-Qurashi ayaa laga yaabaa inay saameyn weyn ku yeelato falalka mustaqbalka ee kooxda iyo amniga gobolka
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 5-AGOOSTO 2023-KA
..