
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 31-KA LUULYO 2023-KA
Guddiga la dagaalanka maalgalinta argigixisada oo sheegay in la daciifiyay awoodda Alshabaab
Guddigan Qaran ee la dagaallanka Lac ag-dhaqidda iyo Ka-hortagga maalgelinta argag axisada ayaa sheegay in la daciifiyey awooddii Alshabaab u lahaayeen urursiga lacagaha baa dda ah iyo boobka ay ku hay een ganacsatada, sida ay sheegeen gu ddigu.
Hadalkan ayay gu d igu ka sheegeen ku lan ay la qaateen madaxwe ynaha Soomaaliya Xas an Sheikh Maxamuud, kaasoo gu ddigan ka dhageystay warbixin ku saabsa nayd miro-dhal ka qorshaha qaran ee curya aminta awoodda dhaqaale ee argagixisada Alshabaab.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa tilmaamay in dagaalka ka dhanka ah Alsh abaab in uu leeyahay saddex furimood oo isbar bar socda kuwaas oo kala ah; fur inta dhaqa alaha, tan fikirka iyo dhanka mi latariga.
Madaxweynuhu wuxuu sheegay in aan la ga xoreyn karin dalka haddii aan guul wa dajir ah laga keenin furimahaas isku sidkan.
Kulankan ayaa kusoo aaday xilli dhaqdh aq aaqyada Alshabaab ay sii kordhayaan, dow ladduna lagu eedeynayo inay wax ka qa ban weyday weerarada Alshabaab.
R/wasaare Xamse "In Shalay aan ku kulan no fagaraahan Heliwaa waxay cadde yn u tahay horumarka laga gaaray amniga”
Ra’iisul Wasaaraha XJFS,Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shalay Degmada Hel iwaa ee M/Muqdisho kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta hay’adaha na bad galayada iyo maamulka Gobalka Ban aadir.
R/Wasaaraha ayaa tilmaamay in amniga Ca asimada Muqdisho ahmiyad gaara siisay Xumu umadda #DanQaran taasina ay makh raati ka tahay in Shalay degmada Heliwaa lagu qabto kulanka wacyi galinta iyo wada shaqaynta bul shada oo muddo ka hor aanay suuro gal ah ayn.
Md.Xamsa ayaa sheegay in wada shaq ay nta hay’adaha Amniga iyo dadwaynaha caas imadu wax weyn ka beddeshay amniga caasim adda, isla markaana hadda degmo kasta si na bad galyo ah lagu tagi karo, taas ina ay qayb ka tahay isku xirnaanta shacab ka iyo hay’ada amniga.
Kulanka oo ay ka qaybgaleen Wasiirro, Gu ddoomiyaha gobolka Banaadir, xildhibaa nno iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa R/ Wasaaruhu uga mahdnaqay bulsh ada degm a da Heliwaa wada shaqaynta iyo dhago nugay lka ay u yeesheen hay’adaha amniga, isla mark aana degmooyinka kale ugu baaqay in si dhaw loola shaqeeyo hey’ adaha amniga caasimada si looga cirib tiro haraadiga Khawaarijta ku gab anaya gur yaheena wqaa siduu hadalka u yi riye.
Guddiyada Xeer hoosaadka labada Gole ee Baarlamaanka JFS oo kulan wadajir Guddoomiyaha Guddiga Xeer-hoosaadka Aqalka Sare Senator Cabdiwali Maxamed Ibra ahim (Xaabsade) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka Xil dhibaan Cabdisamad Mac alin Maxamuud ayaa shir guddoomi yay kulan wadajir ah oo ay Sha lay yeesheen xubnaha Labada Guddi.
Kulanka oo ku saabsa naa kala warqaadasho, is kaashi iyo xoojinta xiriirka shaqo ee labada Gole ee Baarlamaanka, ayaa si doo kale diiradda lagu saaray samaynta Xeer-hoosaad gaar ah oo ka dhexeeya Labada gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Wasiirka Amniga XFS oo Shalay horta gay guddiga Amniga iyo Difaaca ee Aqalka sare
Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaa liya oo gudanaya waa jibaadkiisa Dast uuriga ah ayaa Shalay xafiiska ugu yeeray Wa siirka Wasaa radda Amniga Gudaha XFS Md.Maxamed Ax med (Doodishe) iyo wasiiru dowlada wasaara dda Maxamed Cali Xagaa.
Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare oo gudanaya waajibaadka ka saran kor joogtay nta iyo la xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ay aa kulanka ay Shalay la qaateen Mas’uuliyiinta Wasaaradda Amniga, waxaa la isku dhaafsad ay su’aalo iyo warbixinno ku saabsan howlaha shaqo ee Wasaaradda, taas oo uu wasiirku si faa hfaahsan xubnaha Guddiga warbixin uga siiyay ugana jawaabay su’aalihii ay weydiiyeen.
Guddoomiyaha Guddiga Amniga iyo Dif aaca Aqalka Sare Senator Adam Abdin asir oo kulanka Shir gudoominayay ayaa mas’uuliyiinta Wasaaradda Amniga uga mahad celiyay sida togan oo ay warb ixinta uga siiyeen howlaha Wasaaradda, iyadoo la isku afgartay in si dhow loo wada shaqeeyo, si loo dardar geliyo shaqada Qaranka
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kormeer ay Xerooyin Ciidan oo ku yaal Duleedka Muqdisho
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soom aal iyeed Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxu diin Caddow oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor meer Booq asho ah ku tagay XerooyinkaGeneral Daaud iyo Xerada tababarka Gen dhaga Badan ee Dul eedka Magaalada Muqdisho.
Sareeyo Gaas Ibra ahim Sheekh Muxu diin Caddow ayaa kormeer ku sameeyay qeybaha kala duwan ee Xerooy inka Ciidan ka Xooga Dalka Halkaasi oo ay ka Soc deen Howlo shaqo oo Muhiim ah.
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeyo Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow ayaa Xerada General Dhaga Bad an kula Hadlay Cii damo cusub oo tababar kusoo qaatay dalka dib adiisa isagoona Ciidanka ku boorriyay inay ka feejign aadaan.
General Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadd ow ayaa CiidankaXoogga Dalka hoosta uga xariiqay sidawaajibka ay ugu tah ay difaaca shacabka iyo dowladnimada, waxa ana dhinaca kale uu Faray Cii danka in ay u di yaar garoo baan dhaw aan dagaalka Xureynta ah ee Dalka looga saarayo Al-Shabaab.
Wasiirka ku xigeen Arrimaha Gudaha oo shir guddoomiyay kulan u dhaxeeyay wasaa radda Arrimaha Gudaha iyo UNHCR
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiim Abshir ayaa Shir Guddoomiyay kulan u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Gud aha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS iyo Hay’adda u qaabilsan Qaramada Midoobay Arrimaha Qaxootiga ee UNHCR.
Ergayga Hay’adda UN HCR ee Geeska Afrika Danjire Maxamed Cabdi Afeey oo hoggaaminayay wafdiga ayaa waxrb ixin ka siiyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha xaaladda qaxootiga Soomaaliya ee geeska Afrika iyo waxyaabaha ay ka caawisay Hay’ada UNHCR, iyadoo ay kulanka ku wehliyeen Waki ilka UNHCR Soomaaliya & Masuuliyiin kale.
Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliya Marwo Safiyo Xasan Maxamed oo qayb ka ahayd kulanka ay aa sheegtay dedaallada DFS ee Arrimaha Qax ootiga iyo Barakacayaasha ku dhaqan gudaha dalka.
Ugu Dambayn, Wasiir ku xigeenka Wasaa radda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdixakiim Abshir ayaa uga mahadceliyay Hay’adda UNHCR ca awintooda ku aaddan guud ahaan qaxootiga, gaar ahaan kuwa Soomaaliyeed.
Shirka Horumarinta Caafimaadka Qaran oo Muqdisho ka furmay
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bu lshadda ee XFS ayaa Shalay muqdisho ka fur tay shirka isku-duwidda ho wlaha Caafimaadka Soom aaliya oo looga hadlayo hor umarinta Caafimaadka dalk eena Shirkan oo saddex biloodle ah ayaa maalintiisa 1aad la soo idleeyay, waxaana ka soo qeyb galay wakiilo ka socday Dowlad gob oleedyada dalka, Hey’addaha Caalamiga ah ee ka shaqe eya Arrimaha Caafimaadka Soomaal iya iyo xub no sare oo ka kala socday xafiisya da kale ee Dowladda.
Agaasimaha Guud ee W/Caafimaadka iyo DB ee XFS Dr, Guuleed Cabdijaliil Cali oo shir ka furay ayaa sheegay in W/ Caafimaadka ay wado dadaalo sare loogu qaadayo tayada Caaf imaadka dalka.
Kulanka ayaa maalintiisa koowaad lagu soo bandhigay qodobbo waa wayn iyo doodo la xiri ira Caafimaadka dalka si dhammaan ka qay bgalayaashu ay wax ugu biiriyaan, iyada oo ujeedadoodu tahay in la helo isfaham cad oo la isku raacsan yahay, kuna wajahan ballaarinta iyo horumarinta Caafimaadka Qaranka.
W/Caafimaadka &DB /XFS waxaa ka go’an hell itaanka Caafimaad dhamaystiran oo tayo leh, islamarkaana ka hirgala guud ahaan dalka si loo gaaro yoolka dowladda ee hagaajinta iyo xoojinta nidaamka Caafimaadka Soomaaliya.
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshad XFS oo la kulmay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed CilmiIbraahim ayaa Shalay xaf iiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya, Marwo Wafaa ElFadil Saeed .Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bul shada iyo Hay’adda UNICEF ayaa kulan lagu xooj inayo wadashaqeynta labada dhin ac, dardar gelinta howlaha taakul eynta qoys aska Nugul iyo ka hortagga Macal uusha car ruurta Soo maaliyeed ku yeeshay xarunta Wasaaradda Shaqada.
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Ar rim aha Bulshada Xukuumadda Federaalka Sooma aliya Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim oo aad ugu faraxsan kulanka iyo Isbarashada uu la qaatay mas’uuliyiinta Hay’adda UNI CEF.
"Waxaan xoogga saari doonnaa sidii aan u garab istaagi lahayn bulshada, gaar aha an ku wa nugul. ” Ayuu yidhi Wasiir Dr. Max amed Ci lmi, sidoo kale waxuuboggaadiyay howlgalka UNICEF.
Wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaa liya, Marwo Wafaa ElFadil, ayaa dhankeeda uga ma had celisay Wasiirka , xoojinta iska ashiga, iy adoo inta ku dartay inay ka go’ antahay UNI CEF horumarinta barnaamijka ay kala shaqey nayaan Wasaaradda Shaqa da iyo Arrimaha Bulshada iyo taageerrada Bulshada.
Kulanka ayaa sidoo kale waxaa goob -jo og u ahaa , Wasiiru Dawlaha, Mudane Yuu suf Ma xamed Aadan, Wasiir ku-xigeenka ,Md. Cism aan Libaax Ibraahim, Agaasima ha Guud, Md. Yuusuf Xassan Isaak, Madaxa barnaamijka B axnaano, Fardowsa Axmed Cabdullahi iyo xu bno ka tirsan hay’adda UNICEF.
Hay’adda UNICEF, ayaa Wasaaradda kala shaqeysa barnaamijka Qaran ee taage erada Dadka nugul (Baxnaano) , gaar aha an Xog-kaydiyaha Bulshada (Unified Social Registry),
Soomaaliya iyo Serbia oo gaaray heshiis amni oo weyn – Muxuu dhigayaa?
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliy eed Jen.Sulub Axmed Firin ayaa soo gabagabee yey safar qaatay afar maalmood oo uu tegay magaalada Belgrade ee dalka Serbia, halkaas oo taliye Sulub uu kula kul may madaxda ugu sar eysa booliska dalkaas.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Serbia oo taliska booliska dalkaas uu hoo stago, Taliyaha guud ee Booliska, ku xigee nadiisa, Taliyaha Arrimaha Dibadda, Taliyaha Booliska Interpol iyo saraakiisha hoggaan ada qeybaha booliska ee dalka Serbia ayuu kulamo xiriir ah la yeeshay Taliyaha booli ska Soomaa liyeed.
Madaxda booliska labada dalka ayaa ka wadahadlay sidii ay isaga kaashan lahaay een dhinacyada la dagaalanka argagixis ada, mu suq, dambiyada ka dhaca xuduu daha, dambi barista iyo tababarrada ciida mada.
Madaxda booliska labada wadan waxay ku heshiiyeen inay si toos ah u soo celiyaan xiriir koodii, waxaana heshiiska la gaaray uu xusa yaa in sanadkaan dhamaadkiisa 45 sarkaal oo booliska Soomaaliyeed ka tirsan ay tababar u tegayaan dalka Serbia.
Sidoo kale sanadka xiga waxaa dalka Ser bia tababar ku soo qaadan doona ku dhawaad 100 sarkaal oo kale, sida ku xusan heshiiska uu Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed la soo galay taliska booliska dalka dalka Serbia.
Sanadkii 1962-kii ayuu soo bilowday xiriirka booliska Soomaaliya iyo kan dalka Serbia, in kastoo uu hakad galay sanadkii 1992-kii, balse dib u furidii safaaradda Soom liya ee Belgrade ayaa suurta-gelisay dib u soo celinta xiriirka labada boolis.
Dowladda Serbia waxay ka mid tahay dala lka caalamka ee dowladda Soomaali yeed ku garab siiya dib u dhiska hey’adeheeda muhiim ka ah.
Maxkamadda G/ Banaadir oo bilawday ,Dha geysiga 2-aad dacwadda mas’uuliyiin loo ha ysto Musuq-maasuq
Maxkamada gobolka Banaadir ayaa markii labaad u Fariisatay dhageysiga dacwada loo heysto sarakiil kati rsan hay’adda Socda alka iyo Jinsiyadaha oo lagu soo Eedee yay Musuq maas uq.Maxkamadda Gobolka Banaadie ayaa Sha lay la horgee yay Afar Eedeey sane oo loo he ysto dacwadda la xiriirta Musuq Maasuq iyo Catooyi Xoolo dadweyne
Eedeysanayaasha ayaa lagu kala magacaaba:
1 -Cabdulaahi Maxamuud Osoble,
2- Cumar Macalin Nuur,
3-Saabir Xasan Cabdinuur,
4- Aadan Maxamed Cabdi oo dhammaan loo haysto Eeed ku saabsanxatooyo xoollo dadw eyne lagu soo eedeyay Saraakiishan intii ay ka mid ahayen howlwadeenadda hay’adda so cdaalka iyo Jinisayada Soomaaliya.
Afarta eedeysane ayaa ka mid ah 18-eedeysa nayaal oo xafiiska xeer ilaalintu ku soo eedey ay falal la xiriira Musuq maasuq.
Sikastaba ha’ ahaatee ‘ hore ayaa loo dha geystay dacwada 9-kamid ah eedeysanayasha iyo 8-maqanayaal ah oo Maxkamadda ay Baa fin Saartay,islamarkana la filayo in muddo sa ddon maalin ah gudahood ay maxkamadda ku horyimadaan.
Haweenay Ceejo ku dishay Wiil uu dhalay Askariga ay Gurigiisa ka Shaqeynaysay
Wararka ka imaanaya Magaalada Kis maayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ay aa sheegaya in Shalay Magaaladaasi ay ka dhacday dhac do fajac iyo la yaab ku noqo tay dadka de gaanka, kadib markii Hawee nay ay Ceejo ku dishay Wiil uu dhalay Nin Askari ah.
Wararku waxaaay soo sheegayaan in subaxni madii saaaka uu falkaasi ka dhacay kismaayo, waxaana la sheegay in haweenaydu ay dishay cunuggaasi yar ee Saqiirka ahaa.
Aabbaha dhalay Wiilka oo wareysi siiyay TV ga dalsan ayaa sheegay in falkaasi ay ka dam beysay Haweenay gurigiisa ka shaqeynaysay.
"Gabadhu iyada ayaa Wiilka ii Haysay, Shal ay markaan kasoo laabtay Xerada waxaan u im id Wiilkeygii oo meyd ah, Gabadhii waa ay car artay Guriga ayayna kor iiga xirtay, iyadoo ka cabsanaysa inaan dilo” ayuu yiri Aabbe Shaacir Xasan oo dhalay Wiilkaasi Kismaayo lagu dilay.
Sidoo kale Aaabaha dhalay Saqiirkaasi lagu dilay Kismaayo ayaa intaasi ku daray in Haweenayda oo gacanta lagu dhigay ay she egtay in Wiilka iyadoo kor u haysa uu ka farab axsaday,xili ay doonaysay inay dhar ka beda sho, inkastoo sida wararku tilmaayaan ay ka muuqdaan jirdil aad u xooggan, waxaana loo badinayaa in la ceejiyay.
Wali lama helin xaqiiqda dhabta ah ee dha cdadaasi, balse waxaa isi-soo taraya wararka kala duwan ee kasoo baxaya, waxaana haatan gacanta lagu hayaa Haweydii la sheegay in gacanteeda uu ku baxay ilmahaasi yar.
Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah mamaulka Jubbaland ayaa waxaa kusoo noqn oqday falalka arga-gaxa leh ee ka dhaca maga aladaasi, waxaana dhawaan Wiil uu ku gow racay Hooyadiis.
Faah Faahino ka soo baxaya dagaal ka dha cay duleedka M/ Baydhaba
Faah Faahino ayaa kasoo baxaya weerar ay Xybno ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Goofgaduud buurey oo qiyaastii 30 KM u jira magaalada Baydhabo ee xarunta go bolka Baay.
Wararka ayaa sheeg aya in halkaas uu da gaal ku dhexmaray cii damada Militarida DFS oo kaashanaya ku wa Maamulka Koofur galbeed iyo Al-shaba ab Dag aalka ayaa socday Muddo saacado ah sida ay sheegeen goob joogayaal Degaabka Goof gaduud Buurey usalamarkaana dhinacd ayada dagaalamay ay isku adeegsadeen ras aasta Nuucyadeeda kala diwan iyo madaafiic la mina oga kgasaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka ee soo kala gaaray dhinacyada dag aalamay
Wararka ayaa sheegay in xaalada ay degan tahay waaxana Goofgaduud buureey ay ka mid tahay deegaanada istaraatiijiga ah ee laga ilaa liyo Amniga magaalada Baydhabo oo maamu lka Koonfur Galbeed ay u tahay xarun ku meel gaar ah.
Dhawaan ayay ahayd markii Al-Shabaab ay la wareegtay gacan ku heynta deegaankaas oo ay muddo kooban haysatay, islamarkaana ay dib ula wareegeen deegaanka ciidamada Milit ariga Dawlada Federaalka iyo kuwa maamulka Koofur galbeed.
Dagaal dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo jabhadii isku urursatay buurta Gacan-libaax
Dagaal u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo Jabhadii dhawaan gashay buurta Gac an-libaax ayaa Shalay tuu lada Dari-maraa oo bu urta u dhow ka dhacay.
Sida uu Afhayeen ja bhada u hadlay u shee gay Bakayle Media, dag aal mudo soc day ayaa ka dhex qarxay cii danka RRU-da Somaliland iyo jabhada oo ma almahanba goobo isku dhow daganaa.
"5:30 ayuu dagaalku bilaabmay, anagu dhanka yaga khasaare ma hayno, dhaawac iyo dhima sho toona, xogooda gaadhi gub tay mooyaane khaasarahooda ma hayno, goobtii ay dagan aayeena dib ayay uga kaceen" ayuu yidhi afhayeenku.
Waxa uu sheegay in ay is haleeleen cii dam ada Somaliland oo dagan wado buurta ku dhow iyo koox sahan ah oo ciidankooda ka so cotay sidaana uu dagaalku ku qarxay.
Ciidanka uu jabhada dagaalku dhexma ray ayaa deegaankan la geeyay kadib mar kii ay jabhadu afduub u gaysatay saraakiil ciidan iyo odayaal doonayay in ay lasoo had laan.
Ilaa iyo hada koox xildhibaano ah ayaa shee gay in ay ka howlgali doonaan qancinta kooxd an kasoo horjeeda xukuumada si xaalada loo dajiyo.
Dagaal u dhexaya ciidamada Somaliland iyo Jabhad Gacan-libaax ayaa Hada ka so cda tuu lada Dari-maraa, Wali wax faahfaa hin ah ma jirto oo ka soo baxday khasaar aha labada dhinac.
Muxuu Madaxweyne Axmed Madoobe kala hadlay mas’uuliyiinta katirsan Bangiga Adduunka?
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Md. Ax med Maxamed Islaam ayaa Shalay kul an la qa atay masuuliyiin kasoc day Ban giga aduunka oo uu hogaa minayay ku xigeenka mad axa Ban giga aduunka ee Soomaaliya ahna maamulaha mashaari icda Mattias Mayr.
Kulanka ayaa lagaga hadlay dardar gali nta ma shaariicda kala duwan ee uu maal galiyo Bangiga aduunka iyo bilowga Kuwa qorshayn toodu ay hada socoto ay kamid yihiin dhismaha wadooyinka, kaabay aasha shaqaalaha iyo hor marinta adeegya da kale ee bulshada.
Madaxweynaha Soomaaliland oo ka hadlay Xiisada ka Taagan gobolka Saaxil
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Bii xi Cabdi ayaa ka hadlay xiisad da ka taagan Bu urta Ga can libaax ee gobolka Saa xil. Madaxweyne Biixi ayaa soo hadal qaaday jabhadda hubeysan ee looga dhow aaqay bu ur ta Gacan-Libaax ee gobolka Saa xil, taas oo dhaq-dhaqaaqyo ka billowday halk aasi.
Madaxweynaha Soomaaliland ayaa ayaan waxba ka soo qaadin saameynta jab haddaas oo Shalay dagaal la gashay ciidanka Somali land, wuxuuna tilmaamay in aaney aheyn sida loo buun buuninayo. Sidoo kale wuxuu arrintan ku macn eeyay xifaaltan siyaasadeed oo ku aadan doorash ooyinka la galayo, sida uu hadalka u yiri Sidoo kale Madaxweyne Muuse Biixi Ca bdi oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi ku sii daray inay ku dadaalayaan sidii loo qanc in lahaako oxaaha isku uruursaneysa buurta Gacan Lib aax ee gobolka Saaxil.
War ka soo baxay Madaxweynaha Soo mal ailand ayaa ku soo Aadaya xiili koox aha hub eysan ee isku aruursanaaya Buurta Gacan Li baax ay afduub u geysteen illaa siddeed qof seddexa kamid ah ay ahaay een saraakiil cii dan, walow markii dambe laga daba-tegay, lag una sii daayay waaan waaan lal galay jabha daas ha yeeshee’ Somaliland ayaa wajaheysa Xiisado colaadeed , sida dagaalka Laascaa nood iyo muran ka dhashay doorashooyin ka ka dha caya degaanada maamulkaasi.
Faysal Cali Waraabe: Shir Muuse dalka laga ga bad baadinayo ha lagu dhawaaqo
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Soma lil and Faysal Cali Waraabe, ayaa kooxda dabl ayda ah ee dagtay buurta Gacan-libaax ugu baaqay in ay hubka dhigaan oo jid nabad ah wax ku raadiyaan.
"Dhallinyarada hubka qa adatay waxaan leeyahay xal maaha in hub la qaato, iyo dagaal la rido, Muuse iyo dal kani isma laha, dalku wuu jiraya Muuse ayaynu iska qabana ynaa inshal lah, waxaan leeyahay hubka iska daaya, cata dhiga" ayuu yidhi Faysal.
Waxa uu xukuumada ugu baaqay in ciidam adii dhawaan la geeyay agagaarka bu urta gac an libaax, dib loo soo qaado, isla markaana shacabka ayuu uga digay in ay cilaaqaad la yeeshaan dablayda buurta dagan.
Faysal waxa uu sheegay in jadwalkii cus baa ee ay guddida doorashooyinku ka soo saar een wakhtiga doorashooyinku dhacaya an, oo uu xaaran ku tilmaamay uu masuul ka yahay in dadka qaar kood ay jabhade eyaan.
Waxa uu madaxweynaha ku eedeeyay in uu waxba maqli waayeey, isla markaana uu qor shaystay in uu waligiiba madaxweyne ahaada, waxa uuna ku baaqay in bulshadu iskugu tim aado shir wadatashi ah.
"Shir deg deg ah oo bad baado qaran ah oo Muuse dalka lagaga bad baadinayo ha lagu dhawaaqo" ayuu yidhi Faysal.
Kooxda dablayda ah oo dhawaan isku urursatay buurta Gacan-libaax ayaa shee gtay inay kasoo horjeedaan xukuumada Somalil and, iyaga oo saraakiil ciidan iyo odayaal afdu ub u gaystay Arbacadii inkasta oo ay saacado kadib fasaxeen.
Gabar aflagaadeysay diinta Islaamka iyo Nabi Muxamed NNKH oo Dacwad lagu soo oogay
Maamulka Mauritania ayaa arday dhigata dugsiga sare ku soo oogay dacwad dil ah oo suurtagal ah kadib markii ay ku jeesjeesay diinta Isla amka oo ay ku muujisay war qade eda imtix aan ka. Gabadhan ardayada ah ay aa la xiray tod obaad ka hor,
waxaana fal ka ay ku kacday lagu tilmaamay inuu ahaa mid lagu jeesjeesay Nebi Muxamed NNKH. Waxaa la sheegay in haddii ardayga lagu helo damb iga lagu soo eedeeyay, in lagu xuku mi karo dil racfaan ah. Dalka Mauritania ee dhaca galbeed ka Afrika ayaa sanadihii ugu dambeeyay waxa uu xooj iyey sharciyadiisa ku aadan ciqaabta d adka geysta falalka lidka ku ah diinta Islaamka.
Taageerayaasha afgambiga oo dab qabadsi iyay safaaradda Faransiiska dalka Najar
Mudaaharaadayaasha taageersan milat ariga Afganbiga ayaa lulayay calanka Ruushka waxayna siteen boodhadh ay ku qoran yihiin "Laga daaree Faransiiska iyo xulafadiisa”
Kumanaan taageereyaal ah oo ka tirsan ciidam ada milateriga ee talada dalka Niger kula war eegay afgambiga ayaa socod ku maray wa ddo oyinka caasimadda iyagoo lulaya calanka Ruu shka, waxayna cambaareynayaan gumey stihii hore ee Faransiiska.
Dibad-baxayaasha oo ka dhacay magaalada Niamey ayaa isugu soo baxay safaaradda Fa ransiiska, waxaana ay dab qabadsiiyeen alb a abada, dhagxaanna ay ku gubeen calanka dal kaasi.
Kooxda calooshood u shaqeystayaasha Ru ushka ee Wagner ayaa durbaba ka howlgala dalka ay dariska yihiin ee Mali, waxaana mada xooda Yevgeny Prigozhin uu ku tilmaamay afg ambiga war wanaagsan oo uu u fidiyay dagaa lyahanadiisa.
Dibad-baxayaal taageersan Junta ayaa is ugu soo baxay bannaanka safaaradda Faransi iska, waxayna isku dayeen inay dab qabads iiyaan Dibad-baxayaal tag eersan Junta ayaa isugu soo baxay bannaanka safa aradda Fara nsiiska, wax ayna isku dayeen inay dab qabads iiyaan
Madaxa Kremlin-ka Vladimir Putin waxa uu jeclaan lahaa in uu balaadhiyo saamaynta dalk iisu ku leeyahay gobolka.
Si kastaba ha ahaatee, wali ma cadda in ho gaanka cusub ee militarigu uu u wareegi doono dhanka Moscow ama uu doonayo inuu ku sii ekaado xulafada reer galbeedka ee Niger.
Waxay ku soo beegantay iyadoo ururka ECO WAS ee gobolka Galbeedka Afrika shir degdeg ah oo Axaddii yeeshay uu muddo toddobaad ah u qabtay dagaalyahannada inay dib u soo celiyaan madaxweynihii la afgembiyey ee Moh amed Bazoum, haddii kale ay wajihi doon aan cunaqabatayn iyo inay awood u adeegs adaan.
Kooxdu waxay ka digtay inay qaaddo "dha mmaan tillaabooyinka lagama maarmaan ka u ah” si loo soo celiyo dawladdii dimuqraadiga ah ayd ee dalka lagu soo doortay, iyadoo M/ Afrika uu sidoo kale soo saaray amar u gaar ah.
Mr Bazoum ayaa la doortay labo sano ka hor markii ugu horeysay ee Niger si nabad ah oo dimuqraadi ah xukunka loogu wareejiyo tan iyo markii ay xornimada ka qaateen Faransiiska.
General Abdourahamane Tiani ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in uu yahay madaxa cusub ee qar anka kadib markii ay militariga la wareeg een
Qarax Ka Dhacay Bakistan Oo Sababay Geerida 35 Ruux
Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay dalka Pakistan in ka badan 100 kal ana waa ay dhaaw acmeen qaraxa ka dhacay waqooyi-galbeed ee degmada Bajaur, halkaas oo ay shir ku lahaayeen Jamiat Culema-e-Islam-Fazl (JUI-F).
Booliiska ayaa sheegay in ay heleen cadeymo muujinaya in qaraxa uu ahaa mid ismiidaamin ah. Ciidam ada amaanka ayaa isku gadaamay goobta uu qaraxu ka dhacay, waxaana saraakiisha dowla da ay ka digeen in dhimashadu ay intaasi kasii badato maadaama dadka dhaawaca ah ay aad u badan yihiin.
Boqolaal qof ayaa ka qeyb galayay shirka shaqaalaha JUI-F ee Axadii ka dhacay maga alada Khar, oo ka tirsan degmada qabaa’ilka Pakistan ee Bajaur, ee gobolka Khyber Pakh tunkhwa, una dhow soohdinta Afghanistan.
Maamulka ayaa ku dhawaaqay xaalad caafimaad oo deg deg ah isbitaalka degmada.
Dadka qaar oo si xun u dhaawacmay ayaa ku sugayay afaafka hore ee xarumaha caafim aadka iyagoo la tacaalaya dhaawac yada tirada badan.
Hoggaamiyaha gobolka ee JUI-F, Maul ana Ziaullah, ayaa ku dhintay qaraxa, sida ay sara akiisha maxalliga ah sheegeen. JUI-F waa xisbi diini ah oo weyn, wuxuuna qayb ka yahay isb ahaysiga dawladda ee baarl amaanka Paki stan.
Hogaamiyaha xisbiga, Fazal-ur-Rehm an, ayaa ka dalbaday ra’iisul wasaar aha Pakistan Shehbaz Sharif inuu bilaabo baa ritaan ku saabsan qaraxa.
Inkastoo aysan jirin cid weli sheegatay inay weerarkaas fuliyeen, ayaa haddana laanta max alliga ah ee kooxda isku mag acawda Dawlad da Islaamka (IS) ee Paki stan waxay sheegtay inay ka dambeeyeen dhowr weerar oo sannad kan ka dhacay magaalada Bajaur, waxayna hor ay u sheegatay inay la beegsatay JUI-F. Bishii June, maleeshiyada ayaa sheegtay inay ka dambeeyeen dilka sarkaal ka tirsan xisbiga oo lagu dilay tuulada Inayat Killi.
Madaxweyne Zelensky:”Dagaalka Ukraine Waxa Uu Dib Ugu Laabtay Dalka Ruushka”
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zel ensky ayaa sheegay in daga alkii u dhexe eyay dalkiisa iyo wadanka Ruu shka uu dib ugu soo laabtay dalka Ruushka ka dib mar kii diyaarada ha aan duuliyaha lahayn ay du qeyn ka geys teen caasimada Moscow.
Wasaaradda difaaca Ru ushka ayaa shee gtay in sad dex diyaaradood oo nooca aan duuliyaha lahayn ee Ukraine la soo riday Axaddii, iyadoo laba ay ku dhaceen xafiisyo.
Gegida diyaaradaha ee Vnukovo, oo koo nfur-galbeed ka xigta bartamaha magaala da, ayaa sidoo kale muddo kooban la xir ay.Weer arkan oo dhacay saacadihii hore ee Axadda ayaa ah midkii ugu dambeeyay ee Moscow ay ku eedeysay Kyiv. "Shalay waa maalintii 522 aad ee waxa loogu yeero Hawlgalka Military ee Gaarka ah, kaas oo madaxda Ruushku ay moo daye en in uu socon doono dhowr toddobaad,” ayuu yiri Madaxweyne Zelensky .
"Si tartiib tartiib ah, dagaalku wuxuu ku soo laabanayaa dhulka Ruushka – xarumih iisa ast aanta ah iyo saldhigyada milatariga, tani waa lama huraan, dabiici ah oo cadd aalad ah.”ayuu sii raaciyay.
Saraakiisha ayaa sheegay in aysan jirin wax dhaawac ah oo ka dhashay weerarka diya aradeed, duqa magaalada Sergei Sob yanin ayaa sheegay in afaafka hore ee laba dhismo oo xafiisyo ah ay soo gaareen bur bur yar.
Sawiro laga soo qaaday halka uu qaraxu ka dhacay ayaa muujinaya in dhowr daaqad ood ay waxyeelo soo gaartay geesaha dhis mayaa sha, iyadoo burburku uu daadsanaa dhulka ho ose.
Mid ka mid ah goobjoogayaasha oo maga ceeda ku koobay Liya ayaa wakaalad da wa rarka ee Reuters u sheegtay inay arkaysay dab iyo qiiq.
"Waxaan maqalnay qarax, wuxuuna u ekaa sidii mowjad, dadka oo dhan ayaa bo oday,” a yay tiri.”Markaa waxaa jiray qiiq bad an, waxna ma aad arki karin, xagga sare waxaad ka arki kartay dab.”
Duulimaadyadii ayaa muddo kooban hak ad ku jiray garoonka Vnukovo, oo ku yaalla koon fur-galbeed ee bartamaha magaalada, waxa ana diyaaradaha imaanaya loo weeci yay garo omo kale.
War qoraal ah oo ay soo saartay wasaara dda gaashaandhigga ayay ku sheegtay in isku day weerar argagixiso laga hortagay.
Moscow, oo ku taal meel 500km (310 mayl) u jirta xudduudda Ukraine, ayaa dhif iyo naadir ah in la beegsado tan iyo markii Ruushku bila abay duulaanka buuxa ee Ukraine bishii Febraayo 2022.
Balse Ruushka ayaa ku eedeeyay Ukr aine inay bilihii la soo dhaafay duqeymo isd aba jo og ah oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duul iyaha lahayn ay ku qaadeen dhulkooda, oo ay ku jiraan dhowr weerar oo ka dhacay caa simadda.
Weerarkii ugu weynaa ayaa dhacay bi shii May, markii Ruushku uu sheegay in Uk raine ay adeegsatay laba diyaaradood oo aan duu liye lahayn si ay u weerarto Kremlin – oo ah bar tamaha magaalada.Ukraine ay aa beenisay in ay weerartay aqalka Kreml in-ka ama ay barti lmaameedsatay mada xweyne Vladimir Putin.
ASIIRKA TIKTOK-GIISU DOODDA KA DHEX DHALI YAY BAARLAMAANKA IYO WAXA UU KU JAWAABAY
Wasiirkii gaashaandhigga Soomaaliya, Cab dulqaadir Maxamed Nuur ayaa Shalay ho rta gay baarlamaanka So omaaliya, iyada aja nd aha uu qayb ka ahaa su'aalo la waydiinayay wasiirka oo ku saab san ciidamada
Qayb kamid ah su 'aalihii la waydiiyay ay aa la xariiray qaraxii todobaa dkii la soo dhaafay ka dha cay xerada Jaalle Siyaad kaas oo sid aya shaacisay dawladda Soomaaliya ay ku dhint een ku 25 askari, tiro intaa ka badnna ay ku dhaawacmeen.
"Qof dagaal ku jira, kallida tooreey maxaad iiga galisay, iyo madaxa maxaad saa iiga yee shay, war uma aha. Dagaalaan ku jirnaaan na ga, Int aas iyo in ka badan furumahay nooga soo sha hii daa, maalin walbaanan aasnaa," ay uu yiri wasiir Cabdiqaadir oo ka jawaabayay su 'aal la xiriirtay sababta ay ciidamadaas loo ilaalin waa yay.
Cabdiqaadir oo kamid ah wasiirada da'da yar ee qaybta ka ah xukuumadda Soomaaliya, isaga oo isticmaala baraha bulshada gaar ah aanna app ka ay da''yartu u badan yihiin ee Tik To. Si joogta ah ayuu usoo galiyaa muuqaalo ku saabsan shaqoyyinkiisa maalin laha ah.
XIGASHADASAWIRKA,BAARLAMAANKA
Dadka qaar ayaa dhaliil u arka isticmaalka bara ha bulshada, gaar ahaan marka qofku hayo xil daw ladeed sida wasiir oo kale.
Cabdirisaaq Ciid wuxuu kamid yahay xildhibaan ada Golaha Shacabka Soo maaliya. kadib jawaabta uu bixiyay wasiirku wu xuu ku eedeeyay in dadaalkii loo baahnaa uu san ku bixin badbaadinta ciidam ada sidoo ka lana uusan muujinin damqasho ku filan - taas oo ahayd aragti da qaaska ah ee xildhib aanka.
Wuxuu tilmaamay in wasiirku uu wax badan uu ku mashquulo isticmaalka baraha bulshada.
Golaha ayuu ka hor sheegay dhawr muuqaal oo uu wasiirku soo galiyay bartiisa TikTok, isa ga oo ku jiray hawl maalmeedyadiisa qaar.
Xuldhibaanka ayaa yiri: "Waxaan fiirsaday ad iga oo jooga Galcad oo rag saraakiil ah lagu laayay, waxaan fiirsaday adiga oo Masagawaa jooga, waxaan fiirsday adiga oo jooga Masa ajid-Cali-Guduud...Waxaan kaloo fiirsaday adigoo la socda madaxweyne Qoorqoor oo TikTok ka duubaaya oo uu ku leeyahay iga jooji ha iga duubine".
Kadibna eedeymo ku aadan in isticmaalka TikTok uusan u habooneyn wasiir ka shqeeya sida wasaaradda gaashaandhigga oo kale ayuu u jeediyay.
"Wasaaradaan waa wasaarad muhiim ah , mar ka nin iska cayaaraaya in loo dhiibo runtii foolx umo waxay ku tahay wasaaradda iyo dhamma an ciidamada [qalabka sida] ee dalkaan." ayuu yiri xildhibaan Ciid.
Wasiirka gaashaandhigg
XIGASHADA SAWIRKA,BAARLAMAANKA
Wasiir cabdiqaadir ayaa ka jawaabay dhalliisha xildhibaanka kadib dhawr su'aalood oo kale oo la waydiiyay.
Wuux yiri: "Waxaan ku fara xsa nahay in xildhibaa no badan ay TikTok igala socd aan. Marka TikTok waa aal ad kamid ah aaladaha baraha bulshada oo farri imaha lagu gudbiyo, marka sidaan dhan inay saamayn u leedahoo oo xitaa xildhibaanada ay xubno ka yihiin uma aanan haysan.".
Saraakiil ka tirsan milatariga Soomaaliya ayaa waxa ay u xiran yihiin baaritaan lagu samey nayo kadib qaraxii lala beegsaday ciidamo saf ku jiray oo ku sugnaa xerada Kuliyadda jaale Siyaad ee degmada Hodan ee magaalada
Muqdisho.XIGASHO:-BBC
MUXUU YAHAY APP-KA UU ELON MUSK DOONAYO IN UU U EKEYSIIYO TWITTER-KA?ELON MUSK
Horraantii toddobaadkan, Elon Musk waxa uu calaamadda Twitter-ka u beddelay X, isaga oo qaaday tallaabo ku dhow yoolkiisa ah in uu ku daydo app-ka Shiinaha laga leey ahay ee loo yaaqan WeChat.
Musk waxa uu hiigs anayaa in uu isb eddel badan ku sameeyo shirkadd iisa baraha bulshada, taas oo uu ku iibsaday $44 bilyan sannadkii hore.
Musk ayaa doonaya in uu X u beddelo ma dal aad u ballaaran. Horay ayuu u amm aanay App-kaWeChat, oo sidoo kale loo yaqaan"wax walba app" kaas hal mel isugu wada keenay wada sheekeysiga, shukaansiga, lacag-bixinta, iyo warbaahinta bulshada.
Elon Musk ayaa waxaa uu aaminsan yahay in app sidaas oo kale hal meel isugu keeno dha mmaan waxyaabahas oo uu Twitter-ka ube ddelo ay noqon doonto guul weyn.
Qoraalkii ugu dambeeyay ee uu soo dhigay bartiisa X, Musk wuxuu ku dhawaaqay qorsh ayaal wax looga beddelayo barta Twiter-ka.
Ujeeddada ayaa ah in la kordhiyo dakhliga m aaddaama Twitter uu lumiyay ku dhawaad kala bar dakhligii xayeysiinta tan iyo markii uu iibs aday Musk, taasoo shirkadda gelisay deyn culus .
Muxuu yahay app-ka WeChat?
Waxaa bilaabay shirkadda weyn ee tignoo lajiyadda ee Tencent 2011, WeChat hadda wa xaa isticmaala ku dhawaad 1.4 bilyan oo qof oo Shiinaha ku nool.
Waa wax aad uga bad an app-ka kuma koo bna app fariimaha la isku dhaafsado oo kali ya ee WeChat waxay bixisaa farriimo, cod iyo muuqaal, warbaahinta bulshada, ka dalba shada cunnada, in loo isticmaalo in lacagaha la gu bixiyo, wararka ciyaaraha, wararka caal amk a, iyo xitaa shukaansiga.
Waxay hal meel isugu keentay hawlaha What sApp, Facebook, Apple Pay, Uber, Ama zon, Tinder.
WeChat waxa ay ku dhex milmay bulshada Shiinaha ilaa ay gaadhay heer in aanay suur to gal ahayn in halkaas lagu noolaado la'aan teed.
Intii lagu jiray faafkii Corona, WeChat wax ay noqotay lama huraan maaddaama Shiinuhu uu hirgeliyay xannibaadyo adag oo Covid lagu xakameynayay.
Nambarro mujinaya in qofka caafimaad qabo oo kusoo dhacaya app-ka, taas kadibna qofka usuura galineysay inuu isaga kal goosha dalka dhexdiisa.
"Mambarka caafimaadka" ee ka soo baxay app-ka ayaa looga baahnaa dhaqdhaqaaqa dal ka gudihiisa.
Si kastaba ha ahaatee, hal app oo leh dham maan waxyaabahaas ayaa leh cillado ama caq abado.
WeChat waxay isticmaashaa inta badan ma skaxda taleefoonka, waxayna kor u qaadaysaa welwelka ku saabsan faafreebka dawladda, il aalinta digitaalka, iyo faragelinta arrimaha gaar ka ah ee dadweynaha.
Kantaroolka inter net-ka ee Shiinaha ayaa ka dhigaya mid aad khatar u ah shakh siyaadka inay We Chat isu mari yaan farriimo dad ka mucaara dka ku ah do wlada .
Codadka diiddan waxay halis ugu jiraan in akoonnadooda la joojiyo ama la xiro.
Akoonnada isu gudbiyo farriimo mucaarad ku ah dowladda waxay halis ugu jiraan in akoo nnadooda la joojiyo.
Guusha WeChat ee Shiinaha waxaa loo aaneyn karaa laba arrimood oo waaweyn.
Marka hore, dadka Shiinaha intooda badan wa xay ka galaan WeChat taleefannada casriga ah halkii ay ka geli lahaayeen kombuyuutarrada desktop-ka sababtoo ah horumarka dambe ee internetka ee waddanka.
Marka labaad, inaysan kajirin sharci ilaali naya kuwa doonaya inay la tartamaan, WeChat aya xannibto kuwa doonaya inay la tartamaan ama xannibto aaladaha doonaya inay la xafiilta maan. Ma cadda sida Musk uu guushan ugu soo hoyin karo bartiisa.
Adeegga wax iibsiga ee WeChat , iyo gaarsi inta cunnada, kireysiga hoteelada, iyo ballans ashada shineemoda iyo boggeeda maalg ashiga
Fikirkan adduunka reer galbeedka ma ka dhaadhici karaa?
Khubarradu waxay soo jeedinayaan in lacagaha dijitaalka ah ay noqon karaan qaybta ugu muhiimsan ee hammiga Musk. Isku dhafka WeChat ee warbaahinta bulshada ee lacagaha dhijitaalka ah ayaa ka dhigtay lagama maarmaan gudaha Shiinaha.
Si kastaba ha ahaatee, in fkirkan ay si buux da ula qaatan bulshada reer galbeedka ayaa wakhti badan qaadan karto.
Qaadashada baahsan ee tignoolajiyada lacag bixinta dhijitaalka ah ee reer galbeedka maaha mid u baahsan sida Shiinaha.
Arrintan ayaa caqabad ku noqon karto qorshay aasha Musk, maaddaama ay qaadan karto waq ti dheer in dunida reer galbeedka ay noqdaan bulsho aan lacag caddaan ah qaadan ama kaarka lacagta qaadaan.
XIGASHO:-BBC
MAXAA BAAJIYAY KULANKII SHALAY EE KOO XAHA HORSEED IYO JEENYO?
Shalay waxa baaqday kulan dhex mari lahaa kooxaha kubadda cagta ee Horseed iyo Jeenyo oo ku balan sanaa ciyaar ka tirsan koobka Jana raal Daa’uud.
In kastoo illaa hadda wasaaradda ciyaa raha iyo xiriirka kubadda ca gta aanu mid kood na ka hadal sababta baajisay kulanka, haddana BBC-du waxay ogaatay in uu jiro khilaaf u dhaxeeya hogaanka xiriirka kuba dda cagta iyo wasaaradda kaas oo keenay in ciyaartu baaqato.
Waxa jiray kulan guddiga arimaha bul shada ee Golaha Shacabka ee Barla maan ka Federaalku ugu yeeray hogaanka xirii rka, balse markii da mbe baaqday, taas oo loo malaynayo inuu ka carooday wasiirka ciya araha Maxamed Barre.
Wasiirka Ciyaaraha Maxamed Barre oo BBC-du wax ka waydiisay sa babta ciyaarta baajisay ayaa ku gaabsaday in arimo farsamo dartood loo baajiyay kulanka.
Illo wareedyo ku dhow dhow xiriirka ayaa BBC-da u sheegay in go’ aanka joojinta ciyaarta uu ka yimid wasaaradda ciyaaraha.
Labada dhinac ba waxay ka gaabsadeen in ay si faah faah san uga hadlaan sababta dhabta ah ee baajisay ciyaarta oo boqollaal dadweyne ah ay u soo dhaawasho tagi lahaayeen.
XULKA GABDHAHA KUBADDA CAGTA MOROOKO OO GUUSHII UGU HOREEYAY EE KOOBKA ADUUNKA GAARAY
Morooko ayaa guusheedii ugu horreysay ee tartanka kubada cagta gabdhaha ee koobka adduunka heshay, kaddib markii ay afka ciida u dartay xul ka gabdh aha ee Kuuriyada KoonfureedIbtissam Jraidi ayaa madaxa ugu dhalisay goolkii ugu ho
rreeyay ee xulka kubadda cagta Morooko ay ka
dhaliyaan koobka aduunka, iyadoo ku hubsatay goolka kooxda Kuuriyada Koonfureed daqii qadii lixaad. Xul ka gabdhaha ee Morooko ayaa qiimaynta xulal ka aduunka uga jira kaalinta 72-aad, halka xulka ay ka adkaadeen ee Kuuri yada Koonfureed ay qiimaynta uga jiraan kaa lina 17-aad. Gabadha lix iyo toban jir ka ah ee badalka ku soo gashay ee Casey Phair una ciyaaraysay Kuuriya koonfureed ayaa ciyaarta laga saaray, kaddib markii kaar ka cas loo taagay. Gabadha daafaca ka ciyaarta ee xulka Morooko ee Nouhaila Benzina ayaa taariikh cusub u dhigtay koobka kubada cagta aduunka ee gabdhaha, waxayna noqotay gabadhii ugu horreysay oo iyadoo xijaab xiran koob kan ciya arta. Xul ka gabdhaha Kuuriyada Koonfureed ayaa laga badiyay labadii ciyaarood ee ay dhee leen, halka xulka Morooko kulan koodii ko owaad lix iyo eber looga badiyay


0 



HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 31-KA LUULYO 2023-KA
..