HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 30-KA LUULYO 2023-KA

0
Sunday July 30, 2023 - 08:09:00 in Wararka by
  • Visits: 583
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 30-KA LUULYO 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulm ay guddiga Qaran ee la dagaalanka lac agta sharciga darrada iyo maalgalinta argagixisadda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-

dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgel inta Argagaxisada (AM L/CFT) oo uu ka dhagey stay warbixin ku saabsan miro-dhalka qorshaha qaran ee curya aminta awoodda dhaqaale ee argagixisada Alshabaab.

Guddigan Qaran ayaa soo bandhigay baraarug ga shacabka Soomaaliye ed ee ka dhanka ah arga gixisada, waxa ayna shee geen in la daciifiyey awooddii khawaarijtu ay u la haayeen urursiga baadda iyo boobka ay ku hay een ganacsatada Soomaaliyeed, taas oo aas-aas u ah ciribtirka iyo dabarg oynta arxanlaawe yaashan ku naaxay dhiigga dadkeenna.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa tilmaamay in dagaalka ka dhanka ah argag ixisada Alshabaab uu leeyahay saddex furimood oo isbarbar socda kuwaas oo kala ah;furinta dhaqaalaha, tan fikirka iyo dhanka milatariga, waxa uuna sheegay in aan laga xoreyn karin dal ka haddii aan guul wadajir ah laga keenin furi mahaas isku sidkan.

Dhanka kaale, Madaxweynaha Jamhu uri yadda mudane Xasan Sheekh Maxa muud oo uu wehlinayo Ra’iisul XFS mudane Xamse Ca bdi Barre ayaa korm eeray xarunta hay’adda Nabad sugidda iyo Sird oonka Qaran, iyaga oo u kuur galay howla shaqo ee ay hay’adda u ha yso dalka.

Duqa Muqdisho oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga caasimada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ku saabsan dardargalinta amniga caasima da kaas oo ka dhacay xa

https://mogtimes.com/uploads/article/photo/thumbs/IMG_177646-1BB738-8908F5-1F3AD0-F86FD6-B818C5.jpgrunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar.

Kulankan amniga la xariira ayaa waxaa goob ka ahaa gud doomiye ku xigeenka amn iga iyo siyaasada ee maamulka Go bolka Banaadir, Taliyaasha qeybta guud Gobolka Banaadir ee Ciidanka Bo liiska Soomaaliyeed iyo ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka qaranka iyo sidoo kale saraakiisha ciidanka Military police.

Duqa magaalada Muqdisho Mudane Madaa le ayaa warbixina Amniga quseeya ka dhagees tay saraakiishii kulanka ku sugneed, isaga oo kula dardaarmay in la xoojiyo howlaha kor loogu qaadayo sugida amniga iyo la dagaalankan Maandooriyaha.

Maxaa ka soo baxay Kulankii Xildhibaanada Golaha shacabka?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarla maanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaa liya Md.Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Mado obe) ayaa Shalay shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 12-aad ee Golaha Sha cabka Baarlamaanka JFS.

Guddoomiyaha ayaa kulanka waxaa ku wehel iyay Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Gol aha Shacabka Md.Cabdullaahi Cumar Abshir ow. Ajandaha kulanka oo ahaa akhrinta 1-aad ee Heshiiska Aasaasida Ciidanka Heeganka ah ee Bariga Afrika. Wasiirka Wasaaradda Gaasha anshiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jamac) oo ay Xildhibaannadu su’aalo ka weeydiiyeen sharc igaan la horkeenay fadhiga Golaha ayaa ka jawa abay su’aalihii ay weydiiyeen Xildhibaanadda.

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo soo xiray fadhiga Golaha Shacabka ayaa Xoghay aha Golaha Shacabka ku amray in heshiiskaan uu ku wareejiyo guddiga ku shaqada leh ee Arri maha Dibada oo kaashanaya Guddiga Difaaca Golaha Shacabka BJFS.

Maxay tahay sababta guddi loogu saari waa yey weerarkii Kuliyadda Jaalle Siyaad?

7aad kadib weli lama magacaabin guddi ra smi ah oo daba-gal ku sameeya weerarkii Kuli yadda Jaalle Siyaad oo dhacay Isniintii lasoo dhaafay kaas oo lagu beegsaday ciidamo ka tirs an kuwa Xoogga dalka oo ku sugnaa xeradaasi.

Xidlhibaan Maxamed Cab di Xayir (Maar eeye) oo ka tir san Golaha Shacabka ayaa si adag uga hadlay arrin taan, isaga oo su’ aal ka wey

diiyay guddoonka sare ee baa rlamaanka.

Maareeye ayaa shaaca ka qaaday in dhacd adaan ay ka doodeen xildhibaanada, ayna isku raaceen in loo saaro guddi baarlamaani ah, balse illaa iyo hadda aan la dhisin.

"Ficilkii argagixisada ahaa ee ka dhacay Kuli yadda Jaalle Siyaad, xildhibaano toban eeyo ku dhow ayaa halkan ka hadlay, mo oshina waa la keenay waxaa la’isku waa faqay in guddi baar lamaani ah loo saaro arrintaas oo la socdo sida sharciga qabo kormeera oo dabagal ku sam eeyo baarista ficilkaas ka bacdi cid ka wada-had ashay lama arkin, guddigiina guddoonku ma soo saarin, marka arrintaas sidee wax u jiraan? ” ayuu yiri Maareeye.

Intaasi kadib guddoomiyaha Golaha Sha cab ka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aad an Mad oobe) ayaa ka jawaabay su’aashan, wuxuuna til maamay in guddoonku uu qaaday tallaabo wan aagsan, isla-markaana ay daba joogan sidii ay wax u dhaceen.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in baarlam aanka ay kusoo celin doonaan natiijada, isaga oo sheegay in saraakiisha ay dadaal ayaan, uu na socdo baaritaan rasmi ah.

DF Soomaaliya oo shirka Tanzania kaga faa ntay arrin fadeexad culus ay ka dhalatay

"Runtii tallaabooyin aad u wanaagsan waa la qa aday, annagana waa daba joognay, haddii weli gu ddi loo baahan yahay annaga ayaa dib isku sii arkeeno guddoonka haddii weli sidii baahida u taagan tahay waan sam eyneynaa, had

dii wax lagu qancay la qa btayne jawaab ayaa naga heleysiin” ayuu isna ku jawaabay guddoomiye Sheekh Aad an Madoobe.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo weli ay socoto baarista weerarkii Al-Shaba ab ee Kuliyadda Jaalle Siyaad oo la rume ysan yahay in kooxda lagala shaqeeyay qaraxaasi.

Si kastaba, madaxda wasaaradda Ga ashaa ndhigga oo Shalay hortegay Golaha Shacabka ayaa sheegay in dhacdadaas loo soo xiray 14 qof oo isugu jiro saraakiil iyo askar, kuwaas oo uu kamid yahay taliyihii maamulayay xerada la weeraray ee Kul iyadda Jaalle Siy

aad.

Wasiirka difaaca XFS oo faahfaahiyay muh iimadda ay Soomaaliya u leedahay in ay ku biirto ciidanka heeganka bariga Afrika

Wasiirka Gaashandhigga XFS, Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, oo Xildhibaannada Golaha Shacabka u akhri yay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay in ay ku biirto ciidanka heeganka Bariga Afrika, isagoo ka codsaday in ay meel mari yaan heshiishkan.

Md, Jaamac ayaa fulinta he shiiskan ka mid noqoshada ciid anka heeganka bariga Afrika iyo baahiyaha loo qabo ku tilmaamay mid daruuri ah maaddaama uu isbeddelka ku yi mid hannaanka difaaca caalamka, sidaa awg eedna loo baahan yahay iskaashi, ka dib markii ay kordheen qata raha waaweyn ee dhanka amn iga Adduunka, Afrika, kan gobolka iyo amniga Qaranka Soomaal iyeed.

Golaha Wasiirrada ee XFS ayaa horay u an sixiyay heshiiska ku biirista ciidanka difaa bariga Afrika 26/1/2013, wuxuuna aqa lka hoose ee ba arlamaanka ka codsaday in ay meel marinaan.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegay in heshiiskani uu fududayn doono kaa lmooyinka xagga difaaca ah ee looga baahdo waddamada gobolka, la dagaallanka argagixis ada iyo fududeynta suuqa dhaqaale bariga Afri ka ee ay haatan ku dedaalka ugu jirto in ay ku biirto Dowl adda Soomaaliya.

Ciidanka heeganka bariga Afrika EASF wax aa ku mideysan toban dal oo kala ah Burundi, Ja buuti, Ethiopia, Kenya, Rwanda, Seychelles, So omaaliya, Sudan iyo Uga nda.

14 Sarkaal oo loo xiray Qaraxii ka dha cay Kuliyadda Jaalle Siyaad

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaa shaan dhiga XFS Md.Cabdifataax Qaasim ayaa Sha lay mar uu ka jawaabayey waydii maha Xildhib aanada Golaha Shacabka Baarl amaanka JFS waxa uu xaqiijiyey in 14 Sarkaal loo xiray Qaraxii ka dhacay Xarunta Kuliyadda Jaalle Siyaad.

Wasiirka ayaa sheegay in uu Sar aakiisha la xiray uu ku jiro Taliyihii haystay kuliyadda, sidoo kalena Baaris ku soc oto xubnahan oo isugu jira Saraakiil Sare iyo Askar sharcigana la hor geyn doono cidii lagu helo ku lug lahaanshaha faldambiyeedkan.

Wasiirku waxa uu sidoo kale xusay in ay kiiskan Baarayaan Guddi ka kooban Haya’add aha Amniga sida NISA,Booliiska iyo Wasaarad da Gaashaandhiga. Xarunta Kuliyadda jaalle Si yaad ayaa 24-kii bishan waxa ka dhacay Weerar ay geystay koo xda Khawaarijta kaas oo lagu be egsaday Guutadda Ciidanka 14-ka Octo ber oo

ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soom

aaliyeed.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo shir guddoomiyay shir la xiriira amniga

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koon fur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxa med (Laftaga reen) ayaa Shalay shir guddoom iyay Shirka Go lihiisa Wasiirada, oo looga hadlayay xaaladda guud ee amniga Koonfur Galbeed.

Shirka ayaa waxaa warb ixino looga dhageystay Wasiir ada Arrimaha Gudaha Cabdul laahi Xaaji Xasan iyo Amniga Xasan Cabdiqaadir Maxamed.

Wasiirka Amniga ayaa golaha la wada agay in duqaymihii toddobaadkii hore ka dhacay dul eedka Degmada Buurhakaba iyo tuulooyinka ho ostagga deegaanka Goofgad uud Buurey, oo 30km dhanka waqo oyi kaga beegan M/ Baydh abo ay khasaare lixaad lihi ka soo gaareen male eshiyada Al Shabaab.

Wasiirka ayaa sheegay in duqaymahan ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka iyo saa xiibada caalamiga.

Sidoo kale shirka ayaa lagu soo hadalqa aday Dhismaha Golaha Deegaanka ee Degmada Bu urhakaba iyo waxa ay Wasaaradda Arrimaha G uda ha ka qabatay, iyadoo Wasiirka Arrimaha Gudaha uu sheegay in wasaaraddiisu ay soo geba-gabeysay Dhismaha Golaha Deegaanka ee Buurhakaba, haddana ay wasaaraddu ku howlan tahay maamul u sameynta Golaha Deegaanka ee degmooyinka kale ee Koon fur Galbeed.

Dhanka kale shirka ayaa intii uu socday waxaa goobta lagu dhaariyay laba Wasiir, ku waa oo kala ah Wasiirka Wasaaradda Waxba rashada, Hidaha & Tacliinta Sare, Mustaf Axm ed Iidow iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Waraabka, Isaaq Cali Subag.

Wasiiradan ayaa ka mid ah xubno Wasiiro ah oo Madaxweyne Laftagareen uu magacaabay 22-kii bishan.

Beesha Cayr oo Guriceel ku soo bandhi gt ay 3,000 oo dagaalame + Qorshaha

Duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa Shalay lagu soo bandhigay boqolaal askari oo ciidan Macawiisley ah, kuw aas oo u diyaarsan inay la dagaalamaan Al-Shabaab.

Ciidankaas oo gaaraya 3,000 oo askari ayaa loo diy aariyey inay ka qe yb noqdaan howlgal ka wajiga labaad ee kooxda Al-Shab aab looga xoreynayo gobollada dhexe.

Dugsiga tababarrada ciidamada ee Har qab oobe oo ku yaalla duleedka degmada Guriceel ayaa lagu soo bandhigay ciidan kaas oo aad u hubeysan. Guddoomiyaha degmada Guriceel Faaax Cabdi Macalin oo khudbad u jeediyey ciidankaas ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay qaadanayaan masuuliyadda ka saaran su urta gelinta sidii ciidankaan uu uga howl-geli la haa deegaanada la qorsh eeyey inay Shabaab ka xoreeyaan.

Sidoo kale goobtii Shalay lagu soo bandhi gay ciidankaan waxaa ka soo muu qday saraak iil sare oo ka tirsan hey’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA, kuwaas oo la aaminsan yahay inay soo abaabuleen ciidankaan ka socda dadka deegaanka.Sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online daga alyahanadaan Shalay lagu soo bandhigay degmada Guriceel dhamaa ntood waxay ka soo jeedaan beesha Cayr ee Ha bargidir, waxaana la doonayaa inay qeyb ka no qd aan xoreynta Ceelbuur ee deegaanada kale ee gobolka Galgaduud.

Ciidankaan cusub waxaa la sheegay in loo dhameystiray hubkooda, isla markaana dowlad da Soomaaliya ay uga faa’iideysa neyso ka qeyb galka wajiga labaad ee dag aalka Al-Shabaab oo dhawaan bila abanaya.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliy aha NISA Mahad Salaad ayaa la sheegay in maalma ha soo socda ay u guurayaan Dhuusamareeb, halkaas oo dagaalka ay ka hoggaami doonaan.

Ciidan dharcad ah oo Dalka Koofur Afrika ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Warar dheeraada ayaa kasoo baxaya dil

Habeen hore dalka Koofur Afrika loogu gaystay Muw aadin Soomaaliyeed

oo ku noolaa dalkaasi, waxaana dilku uu si gaar ah

uga dhacay Motherwell oo ka tirsan Gobalka Eastern Cape.

Marxuumka ayaa lagu mag acaaabi jiray Maxa med Deeq Madar oo loo yaqaa nay Carab, waxa uu ku bax ay Gacanta Cii damo dhar cad ah oo sida la sheegey doonayey inay Duka anka ka baaraan Hub Sharci darro ah.

Dilka Marxuumka ayaa yimid sida warar ku sheegayaan kadib markii Ciidanka dharcadda ah aysan isku sheegin waxa ay yihiin, waxaana taasi ay keentay in Dhallin yarada Dukaanka joo gtay ay ka shakiyeen oo waxay u qaateen Tuugo soo weerartay maadaama aysan cadeyn ama Calaamad Askareed ka muuqan.

Wixii intaasi ka dambeeyay Carab, ayaa Bist oolad sharciyeysan watay oo durbadiiba dib u ba xay kala shakigaas ayeyna xabaddu ku bilaab atay, israsaaseyntaasi ayaa halee shay marxu umka oo uu u Geeriyo oday, Halka mid kamida Askarta uu ku Dhaawa cmay.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Gobalka Eastern Cape Siciid Sujuu, ayaa sheeg ey inay Sharciga la tiigsan doo naan Askartaas weerarka gaysatay ee toogatay Muwaadinka Soomaaliyeed.

Dalka Koofur Afrika ayaa ka mid ah dalalka sida weyn logu dhibaateeyo Soom aalida,w ax aana wararakii ugu dambe eyay ay sheegayaan in Booliska dalkaasi ay Baar itaano wadaan, waxaana xabsiga loo taxaabay Wiilashii kale ee ka shaqaynayey Dukaanka.

Somaliland: Saraakiil dhawaan dablay hub aysani afduubtay oo eedo u jeediyay xildh ibaano sheegay in ay soo daayeen

Saraakiil dhawaan dablay hubaysani afduub ugu gaysatay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa xildhibaano sheegay in ay soo daayeen ku eedeeyay in ay ka danbee yeen afduub kooda. Saraakiisha oo war aysi siiyay MMTV, ayaa sheegay in dabal ayda hubaysan oo dhawaan isku urursatay buurta ay ergo ahaan ugu tageen, lakiin ay dablaydii ula dhaqantay si bini'adamnimada ka baxsan, isla markaana ay qaateen baastool adah oodii.

Xildhibaan Xasan Ogaal iyo xildhibaan Cabdi Hugur oo sheegay in ay saraakiisha kasoo daayeen dablayda, ayay saraakiishu ku eede eyeen in ay iyagu masuul ka ahaayeen afduu bkooda.

"Waxaan aaminsanahay in nimankaasi nim anka ciidanka buurta dhigtay ay yihiin, oo jana nada mamula ay yihiin, waxaanu dowlada iyo reerka u sheegayna in wax ciidan la yidhaa aanu meesha jirin, 30 nin oo shufto ah oo mooryaan ah ayaa jooga" mid kamid ah saraakiisha ayaa sida yidhi.

Waxa uu sheegay in hadii talaabo laga qaadi waayo xildhibanada labada ah, ay iyagu talaabo qaadi doonaan, isaga oo sheegay in iyaga oo sa raakiil sar sare ah ay bahdileen oo ay katiina deeyeen.

"Xildhibaan ogaal ninka la yidhaa isaga aya aba amar ku bixiyay baastooladaha yaga in aan nala siin, waxa uu yidhi waxa kale waa laydiin si inayaa, lakiin bastoola daha laydin siin maayo".

Kooxdan afduubka gaysatay ayaa Arbcadii saraakiisha kusoo weeraray degm ada Godaw ayn ee gobolka Saaxil, xili saraakiisha iyo oday aal kale ay isku dayay een in ay la hadlaan, sid oo kale dablaydan ayaa Shalay rasaas ku furtay Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Case, oo marayay goob buurta ku dhow.

Kooxdan ayaa sheegtay in ay kasoo horjeed aan xukuumada Somaliland oo ay ku eedeeye en xukun maroorsi, waxayna sheegeen in ay rabaa in ay madaxweynaha xoog xukunka kaga tuuraan.

Midowga Yurub oo hakiyay iskaashiga amni iyo kaalmadii la siin jiray Niger

Midowga Yurub ayaa hakiyay dhammaan wa dashaqeyntii dhanka ammaanka ee ay la lahaa yeen Niger ka dib markii ciidamada dalkaasi ay xukunka kula wareegeen afgambi. Tallaabadaan ayaa soo baxday xilli Maey kanka uu taageero u fidiyay madaxwe ynihii la af gembiyay ee Mohamed Bazo um,kaas oo loo ar kay xulufo muhiim u ah reer galbeedka oo dagaa l kula jira kooxaha argagixisada ah.

Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Mi dowga Yurub Josep Borrell ayaa shee gay in is kaashiga amniga iyo kaalmada mii saa niyadda ee lasiin jiray Niger la hakiyay.

Midowga Afrika waxa uu ugu baaqay ciidam ada Niger in ay ku laabtaan xaruma hooda ama saldhigyada ciidan waxaana la siiyay muddo 15 oo ay ku soo celiyaan maamulkii ay afgambiy een.

Dorraad madaxa qaybta ilaalada madaxt oo yada Gen Abdourahmane Tchiani ayaa ku dhaw aaqay inuu yahay hogaamiyaha cusub ee Niger.

Waxa uu intaa ku daray in amni darro, dhaqa ale xumo iyo musuq-maasuq ay u horseedeen inuu talada dalka la wareego.

Dowladda Soomaaliya oo dowladda Tal yaaniga kala wareegtay gargaar loo gu talagalay dadka ku barakacay dagaal ada laasacaanood.

Wasiir ku xigeen wasaaradda arrimaha diba dda iyo iskaashiga caalamiga ee Xukuu madda Federaalka Soomaaliya Mudane Isaaq Max amuud Mursal ayaa safiirka ku xigeenka safa aradda Talyaaniga ee Soom aaliya kala ware egay gargaar bini’aa dan imo oo dowladda Taly aaniga ugu talaga shay dadkii ku barakacay dag aalada laasa caanood.

Diyaarad siday gergaarkaan bini’aadan imada ee Dowladda Talyaanigu ay ugu talo gashay dhinaca samafalka ayaa Shalay laga soo dajiyay garoonka Aad an Cabdulle ee magaalada Muqdisho ee caa simadda Soomaaliya.

Wasiirka wasaaradda Boostada iyo Isgaars iinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Jaamac Xasan Khaliif ayaa uga mahad celiyay dowladda Talyaan iga gargaar bini’aa danimo gargaar bini’aa danimo ee loogu talaga lay dadka ku barakacay dagaalada magaalada Laasca anood ee Gobolka Sool.

Xildhibaanno ka tirsan Barlamaanka JFS oo ku sugnaa munaasabada gergaaran lagu waree jinayay ayaa sheegay in gurmaad kaan ku soo aaday xilli loo baahna, dowl adda Talyaanigana ay kaga mahadceli naya an taageeerada joogta da ah ee ay siiso Soomaaliya.

Hoggaamiyaha RSF-ta Suudaan oo fagaare ka soo muuqday

Hoggaamiyaha Xoogaga Gurmadka Deg degga Suudaan ee RSF, General Mohamed Ha mdan Dagalo (Hemedti) ayaa markii ugu horre ysay ka soo muuqday goob fagaare ah oo uu ku la hadlayay xoogagiisa, tan iyo markii dagaalku uu ka qarxay dalka asi, 15-kii bishii April.

Hoggaamiyaha ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii ka soo muuqday muuqaal la soo dhigay barta RSF ee Twitter-ka. Muuqaalka ayaa laga arki karay isa goo khudbad u jee dinaya ciidamadiisa, xilli ay ku hareereysan yi hiin ku wooda u daacadda ah.

Hoggaamiyahan ayaa shacabka reer Suuda an ka raaligeliyay dagaalka adag ee muddada afarta bilood ku dhow ee ka socda dalka, ee sida weyn u saameeyay dalkaasi.

General Hemedti ayaa Ciidamada Militariga ugu baaqay inay xukunka ka tuuraan ninka ay is hayaan ee General Abdel Fattah al-Burhan, Hog gaamiyaha Golaha Talada Suudaan, si xal degd eg ah loogu helo colaadda dalka.

"Waxaan u sheegaya walaalahayaga Ciidam ada Qalabka Sida, haddii aad dooneysaan in xal degdeg ah la helo, waa inaad bedeshaan hog ga ankiina, markaas waxaan ku heshiin doonnaa 72 saacadood gudahood.” Ayuu yiri General He medti.

Jananka ayaa Hoggaamiyaha Militariga Suu daan ku eedeeyay in uu ku shaqeynayo fekerka waxa uu ku sheegay haraagii taliskii hore ee dalkaasi. Hemedti oo ahaa Kuxigeenka General Abdel Fattah al-Burhan, ka hor inta aanu dagaalku ka qarxin dalkaasi ayaa la she egay in dagaalka u dhaxeeya uu ka dhashay, ka dib khilaaf haree yay qorshe RSF loogu soo dari lahaa Ciidamada Militariga ee dalkaasi. Dagaalkoodan ayaa im aanaya, iyadoo Beesha Caalamka ay Militariga Suudaan ku cadaadineysay in xukunka ku war eejiyaan rayidka.

Janaraaladan ayaa lagu eedeeyay in ay ha adaan ka tuureen dalkaasi, isla-mark aana ay la aleen rajadii shacabka ee dimoqr aadiyadda.

Labadan janan ee ugu awoodda badan ciid amada dalkaasi ayaa lagu dhalle eceeyaa in ay ka masuul yihiin barakaca saddex milyan oo qof, geerida dhowr kun oo qof iyo dhaawaca kumana an kale, isla-mar kaana ay dalkaasi ka dhigeen dalka ugu horreya dunida ee ay ka jiraan dhibaa to oyinka bani’aadanimo kuwooda ugu daran.

Iska horimaadyada dhiigga badani ku daat ay dalkaasi ee muddada dheer soo jiitamayay, hoggaan xumo, musuq-maasuq, go’doon caala mi ah oo daba dheeraaday iyo baylah dhaqaale ayaa Suudaan ka dhigtay dal jilicsan amaba guu ldareystay.

Hase yeeshee adkeysiga dadka Suud aan iyo go’aanada ay ku doonayaan in ay ku gaara an dimoqraadiyad dhab ah ayaa tobanaan sano dalka ka badbaadisay burb ur dowladeed iyo fow do ay natiijadeedu tahay waddo aan laga soo laa ban karin.

Beesha Caalamka ayaa u muuqato mid aan dooneyn inay qaaddo tallaabooyinka lagama ma armaanka ah ee lagu samat abixin karo dalk aasi.

Xeeldheereyaasha ayaa ka digaya bur bur weyn oo mustaqbalka dhow ku soo fool leh Suu daan, taas oo aan cawaaqi bkeeda ku koobna an doonin dadka reer Suudaan oo keliya, balse ay sidoo kale saamayn doonto gobolka oo dhan.

Kenya oo soo riday diyaarad ay laheyd AL-SHABAAB

Kooxda Al-Shabaab ayaa markii ugu horrey say billowday isticmaalka diyaara daha aan duu liyaha laheyn ee Drones-ka, kuwaas oo loo ade egsado xog uruurinta, kadib howlgal ay ka fuli say gudaha wad danka Kenya.

Arrintaan ayaa lagu ogaaday weerar ay koo xda ku qaaday saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin degaanka Siraari ee gobolka Waqooyi Bari, kadib markii ay ciidamadu soo rideen diya arad aan duuliye laheyn oo lahaayeen dagaal yahanada kooxda Al-Shabaab.

Diyaaradda ayaa la sheegay inay kooxda u adeegsaneysay uruurinta xogta ka hor weerarka ka dhacay deegaankaasi, sida laga soo xigtay saraakiisha laamaha ammaanka.

Sidoo kale ciidamadu waxa ay toogasho ku dileen qof looga shakiyay inuu is qarxin rabay, kaas oo ku dhawaaday saldhigga ciidamada Kenya ee la weeraray.

Dhacdadan ayaa muujineyso inay Al-Shab aab casriyeyeen howlgalkooda, isla-markaana ay bilaabeen isticmaala diyaara daha yaryar ee Drones-ka, taas oo ah halis kale.Qubarada dhanka amniga ayaa dhanko oda rumeysan inay suurtagal tahay in Shab aab ay diyaaradahan ku xirto walxaha qarxa ama hub kale, si ay ugu adeegsato weer aradeeda.

Arrintan ayaa sidoo kale waxa ay kor u qaa deysaa wel-welka laga qabo in dagaa lyahan ada Al-Shabaab ballaariyaan howl galladooda, taas oo halis ku ah Soomaaliya iyo dariskeeda.

Al-Shabaab ayaa muddooyinkii dambe sare u qaaday weerarada ay ka fuliso gudaha dalka Kenya, ayada oo beegsata xarumaha ciidamada iyo basaska mara gobolka Waqooyi Bari.

Si kastaba, arrintan ayaa kusoo aadeyso, ayada oo haatan dalka uu ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo galaya wajigiisa labaad, waxaana la filayaa inay ku soo biiraan ciidan horleh oo ka socda wadamada dariska, sida Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya.

Aqalka Cad Ee Dalka Mareykanka Oo Ka Shaqeynaya Xiriir Dhexmara Israel Iyo Sacuudiga

La-taliyaha amniga qaranka Mareykanka Jake Sullivan ayaa Khamiistii Jeddah kula kulm ay dhaxal-sugaha Sacuudiga Moham med bin Salman, waxaa sidaas sheegay Aqalka Cad.

Safarkan ayaa qeyb ka ah isku day ay saraakiisha Mareykanka ku raad inayan habab lagu gaari karo he shiis dhex-mara Israel iyo Sacuudi Carabiya, kaasi oo ay ku yeelanayaan xiriir diblomaasi.

Saraakiisha Mareykanka ayaa muddo bilo ah raadinayey wax noqon kara heshiis taariikhi ah oo dhex-mara Riyadh iyo Tel Aviv, hase yee shee Sacuudiga ayaa iska caabinayey.

Madaxweyne Joe biden ayaa taleefishi nka CNN u sheegay horaantii July, in Israel ay iyo Sa cuudi Carabiya ay aad uga fog yihiin heshiis xir iir, oo ay qeyb ka noqon do onaan axdi difaac iyo barnaamij Nukliyeer rayid ah oo Riyadh ay ka dooneyso Wash ington.

Sullivan, oo uu safarka ku wehliyo isku xiraha Aqalka Cad ee arrimaha Bariga Dhe xe, Brett Mc Gurk, ayaa la kulmay bin Sal man iyo saraakiil sare oo Sacuudiyaan ah, waxayna kala hadleen "hindiseyaasha lagu horumarinayo aragti miday san oo nabad, amni, barwaaqo, iyo xasillooni ah oo ka hirgasha gobolka Bariga Dhexe ah iyo adduunka oo dhan,” ayuu yiri Aqalka Cad.

War-saxaafadeedka Aqalka Cad ma xusin Israel, hase yeeshee sarkaal ka tirsan Aqalka Cad ayaa sheegay in suurtagalni mada heshiis xiriir oo lala galo Israel uu qeyb ka ahaa ajenday aasha.

Waxay sidoo kale ka wada-hadleen dadaall ada lagu xoojinayo miraha xabad-joojinta dagaal ka Yemen. Biden ayaa xiriiro adag la lahaa bin Salm an iyo ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netan yahu.

Waxa diiday dhimista wax-soo-saarka SaliI dda ee Sucuudiga, waxa uuna isku dayay in uu Netanyahu ku qanciyo in uu ka gaabiyo dardar gelinta dib-u-habaynta gars oorka ee Israel.

Saraakiisha Mareykanka ayaa u arka heshiis dhexmara Israel iyo Sacuudiga mid suurtagal ah kadib markii maamulka madax weynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu heshiisyo kan la mid ah dhex dhigay Isr ael, Marocco, Sudan

, Baxreyn iyo Imaa raadka Carabta.


WERIYAHA YURUB KU NOOL EE KU HAJABAY INUU MAGANGALYO KA CODSAN DOONO SOOMAALIYA


SPAINXIGASHADA SAWIRKA,CARLOS HERRERA Qoraalka sawirka, Carlos Herrera

Dadka isticmaala baraha bulshada ee dalka Spain ayaa toddobaadkan weriye caan ka ah dalkaas soo xusuusiyay hadal uu sanado kahor yiri. Barnaamij soo je ediyaha' Herrera en COPE ' ee dalka Spain, Cralos Herreram ayaa bishii February ee san adkii 2016 sheegay in marka uu eego xaaladda dowladda dalkaas ay taasi ku qasbeyso inuu magangalyo ka codsado Soomaaliya.

"Xaaladda dalkan Afrikaanka ah ayaa aad uga wanaagsan keyga, marka la isu barbardh igo xeebihiisa, iyo waxa nagu sugaya Spain", isa goo markaas dhaliilayay dowladda raysal wasaa re Pedro Sánchez.

, inta badan dadka baraha bulshada isticmaala ayaa cambaareeyay hadalka weriyaha, kuwaa soo su’aal iska weydiiyay in Soomaaliya ay aqb asho "muhaajiriin" iyo inkale sida Herrera. Qaar kale ayaa ku boorriyay inuu diyaarad raaco "sida ugu dhaqsiyaha badan."

SPAIN

Talaadadii lasoo dhaafay, kaddib doora sha dii guud ee dalkaas, magacyada 'Carlos Herrera' iyo 'Soomaaliya' ayaa aad looga hadal hayay ba raha bulshada Spain, iyadoo dadku ay weriya han soo xusuusinayeen inuu ka dhabeeyo go’a ankiisii ahaa inuu Soomaaliya ka codsado mag angalyo.

Dadka kale ayaa kula kaftamay in dalkan uu boos u haayo isaga.aar kale, ayaa iyaguna la kaftamay weriy aha, waxayna u direen jadwalka duullima adyada Soomaaliya, halka kuwo kal ena ay dowladda ka codsadeen inay tikidka ka bixiso.

Spain ayaa Axaddii la soo dhaafay gashay xa alad hubanti la’aan siyaasadeed kaddib ma rkii aysan cidna guusha ku raacin doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday.

Labada xisbi ee dalkaas midkoodna ma helin codadkii loogu taloga lay inay dowlad ku dhi saan, taasoo laga ya abo inay sababto in codbixin kale la qabto dabayaaqada sanadkan.

Natiijada ayaa muujineysa in codadku ay u kala qeybsameen xisbiga midig dhexe iyo bidix dhexe. Balse midkoodna, Xisbiga Hantiwadaag ga ee Raysal Wasaare Pedro Sánchez iyo muca aradka asal-raaca kuma guuleysan codad ku filan si ay keligood u maamulaan baarlamaanka dalkaas ee 350-ka kursi ka kooban.

Soomaaliya maka jiraa sharci oggolaan aya dadka magan-galyo doonka ah?

SPAIN XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Sida laga war hayo Soomaaliya way qaabi shaa qaxooti iyo magangalyo doon ka yimid dalalka dibadda. Xog ururin ay sameysay barta Releif web ee arrimaha bani’aadannamida ka hada sha, ayaa lagu sheegay in laga soo bila abo 31 January 2023, ay Soomaaliya ku nool yihiin 34,872 qaxooti iyo dad magan-galyo doon ah.

Dadkan ayaa (69%) ay yihiin haween iyo carruur. Qaxootigan iyo magangalyo doonk an ayaa (67%) waxay kasoo jeedaan Itoo biya, hal ka ay soo raacdo Yemen oo (29%) ah, Suuriya oo (4%) ah iyo dalal kale oo (1%) ah.

Iyadoo 75% qaxootigan iyo magangalyo doonk an ay ku nool yihiin gobollada galbeed ee dalka.

Sida ay qabto hay'adda arrimaha qaxoot iga u qaabilsan QM, qofka magan galyo ka doonaya Soomaaliya waxaa muhiim ah in marka hore uu is diwaangeliyo, si uu si sharci ah ugu noolaado Soomaaliya.

Qofka sidan sameeya, ayaa waxaa u suurto galeysa inuu helo adeegyada aasa asiga ah ee bulshada iyo inuu ka nabad galo in si qasab ah dalkiisa loogu celiyo.

Is-diwaangelinta waxaa fulisa hay'adda dow ladda Soomaaliya u qaabilsan arrimaha qaxoot iga oo kaashaneysa UNHCR.

Qofka codsanaya magangalyada ayaa laga doonayaa in qudhiisa uu u tago xafiisyada arr imahan ku shaqada leh.

Hay’adda Qaxootiga iyo Barkacayaasha Qa ranka ee Soomaaliya ayaa dowladda federaalka u qaabilsan arrimaha maganga lyo doonka iyo qaxootiga.

XIGASHO:-BBC

MAXAY TAHAY SABABTA MALAAYIIN DOOLLAR LOOGU IIBINAYO SUNTA DIB QALLOOCA?

Dabaqallooc

Waxaan ognahay in masku hadduu qof qaniino ay wax u dhimi karto, laakiin Dabaqallo ocyadu waa khatar oo qofka suntiisa way dili kartaa.

Laakiin ma ogtahay in sunta ku qarsan qani inyada hangarlaha uu ruuxu u dhiman karo, had daba sidee ayey qaali ku noqotay suntan han garalaha?

Laba garaam oo sunta Ddabaqallooca ah, ay aa maalin kasta lagu ururiyaa shay baar ku yaa lla dalka

Turkiga.

Inta lagu jiro hawshan, shaqaalaha shay baar ka, ayaa soo saara dabaqallooca weel, oo waxay sugaan illaa uu dabaqa lloocu uu soo saa rayo hal dhibic oo sun ah.

Dhibicdan ayaa la qaboojiyaa, ka dibna inta halkaasi lagu xafido, ayaa la iibiyaa.

Noocyo xayawaanno ah, ayaa marka la isku geeyo shahwooyinkooda, waxaa ka dhashay dabaqallooca.

Isagoo la hadlayay BBC-da, ayuu Mad den wuxuu sheegay in beertiisa ay ku sugan yihiin 20 kun oo dabaqallooc ah.

"Si joogto ah ayaan u quudinnaa, waanu dar yeelnaa oo waan korinnaa. Suntooda waanu ka soo saarnaa, kadibna waan bara faynaa. Mar kaa waxaan ka iibinaa qaar adda Yurub”, ayuu yiri Madden.

Qaniinyada dabaqallooca, ayaa waxay ka kooban tahay laba milligaraam oo sun ah.

Madden ayaa waxa uu sheegay in hal gar aam oo sunta dabaqallooca ah laga soo saaro 300 ilaa 400 oo dabaqallooc ah, laakiin waa me eqo qiimaha sunta haddii ay iibiyaan?

Sida laga soo xigtay Madden, hal litir oo sun ta dabaqallooca ah, ayaa lagu iibiyaa illaa hal milyan oo doollar.

U isticmaalista caafimaadka

Sunta dabaqallooca, gaar ahaan kuwa laga helo qaaradda Ameerika dhankeeda koon fureed, ayaa waxaa laga soo saaraa maa ddo loo yaq aan 'marga toxin' taasoo ka qe yb qaadata same ynta unugyo cusub oo xid iddada dhiigga qaada, waxaana loo istic maalaa qaliinka wadnaha.

Dabaqalloocyadan, ayaa dhererkoodu wuxuu yahay shan ilaa siddeed sentimitir, inka stoo suntoodu aanay ahayn wax dilaa ah, hadd ana haddii ay qof qaniinaan, waxaa qofka lasoo darsaya xanuun daran, barar iyo cuncun.

Dabaqallooc laga shubayo sunta

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

David Beach waa bare wax ka dhiga jaamac adda Leeds, kaasoo cilmi baaris ku samaynayey qaniinyada dabaqalloocyada. Wuxuu sheegay in sunta hangarlaha ay aad faa'iido u leedahay, xitaa in yar oo kamid ah, ayuu tilmaamay baara han iney faa'iido lee dahay.

Waxa uu sheegay in sunta Marga loo isticm aalo dawo ahaan, balse sidoo kale loo isticma alo in lagu buufiyo wadnaha, marka uu cudur hayo wadnaha.

Sida laga soo xigtay isaga, iyada oo la kaasha nayo Hay'adaha Qaabilsan Wadn aha ee Ingiriiska, Wellcome Trust iyo Gol aha Cilmi-baari sta Caafim aadka ee Ingiri iska, ayaa cilmi-baaris cusub la gu samee yay isticmaalka sunta Dabaqallooca ee cud urrada wadnaha.

Professor Peter Weisberg, waa agaasi maha caafimaadka ee British Heart Foun dation. "Tani waa tusaale aad u wanaagsan oo ah shay da biici ahaan, oo halis u leh bini 'aadamka, laakiin sidoo kale loo isticmaali karo in lagu daweeyo aadanaha," ayuu yiri.

Isticmaalka dawada ee sunta dabaqal looca, ayaa la baaray sanado badan.

Waayadan danbe, ayaa waxa caan noqday iibinta sunta dabaqalloocyada, wa ayo waxa loo isticmaalaa kaliya dhanka caafimaadka.

Balse sidoo kale waxa loo isticmaalaa waxya abaha la isku qurxiyo. Waxa kale oo loo isticma alaa xanuun baabi’iyaha, iyo daa wooyinka la xir iira habka difaaca jirka.

Daraasad ay daabacday Maktabadda Qaran ka ee Daawada sanadka 2020, ayaa soo jeedi say in daawada ka hortagga suntan laga sama yn karo isla sunta dabaq allooca.

XIGASHO:-BBC


MAXAAD KA OGTAHAY SUBXAANY ADA CUSUB EE LAGA HELAY SOOMAALIY


Subxaanyo

XIGASHADA SAWIRKA,ŠMÍD, FERNÁNDEZ, ELMI AND MAZUCH (2023)

Daraasad ballaaran oo muddo sanado ah socotay lagana sameeyay Subxaanyada ku nool dalka Soomaaliya ayaa dhowaan lasoo band higay.

Daraasaddan oo ay iska kaashadeen jaa macadaha Camuud oo magaalada Boorame, ee Jamhuuriyadda iskeed ugu Dhawaaqday Mada xbannaanida ee Somali land ku taalla – iyo Jaa macadda Charles – oo

ku taalla Jamhuuriyadda Czech, ayaa soo socotay muddo 12 sano ah.

Bare sare Xasan Sheekh Cabdiraxmaan Ci lmi oo ka mid ah baarayaasha daraas addan waxna ka dhiga Jaamacadda Cam uud oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in daraasaddu tahay mid ay soo bilaabeen baarayaal kale oo ajnabi ah, kuwaasoo sanadkii 2013 mid tan la mid ah ka same eyay deegaanno ka tirsan maamul-gobo leedka Puntland.

Kooxda sameysay baaritaankan oo si doo kale ay ka mid yihiin Jiří Šmíd, Sergio Matilla Fe rnández iyo Tomáš Mazuch oo ka socday Jamh uuriyadda Czech ayaa waxaa gacan ka geysa tay wasaaradda deegaanka ee Somaliland. Baarayaasha ayaa muddadaas 12-ka ah xog ka uruurinayay Subxaanyada ku nool dalalka Ma sar, Eritrea, Itoobiya, Soomaal iya iyo Suudaan ayaa waxay ku ogaadeen in noocan cusub ee Subxaanyada ay tahay mid dhif ah oo ku kooban dhulka Soo maalida.

Noocan ayaa lagu arkay deegaanka Yufle oo 28 km u jira magaalada Ceerig aabo ee gobolka Sanaag, halka horena lo oga helay deegaanka Baargaal ee Pun tland.

Soomaaligii uu Talyaanigu ka qafaalay Masar ee diiday in uu saxiixo xeer ku qaban lahaa Shalay

Xog ku saabsan Subxaanyada

Subxaanyo

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Sida uu BBC sheegay Xasan oo baarayaa sha daraasaddan sameeyay ka mid ah, Sub xaanyadu waa qoys ballaaran oo ka mid ah jirif leyda xamaaratadaah. Guud ahaan dunida waxaa diiwaangashan 34 nooc oo Subxaanyo ah, halka 27 ka mid ah laga helo Afrika.

Xasan ayaa sheegay in 27-kaas, ku dhow aad 14 ka mid ah laga helo gaarna ay u tahay Geeska Afrika.

Subxaanyadu waa nooc masaska ka mid ah oo aad u orod badan, oo dhuudhuuban oo aad u degdega, waa noole maalintii qara abta wax ayna ku nool yihiin qoratooyinka iyo jiirka.

Subxaanyadu khatar kuma aha bani’aa dam ka, malaha sun ay ku waxyeeleyso aadmiga, bal se wuxuu Xasan sheegay inay leedahay sun ay ku ugaarsato noolaha kale ee ay cunto.

Noocan cusub ee Subxaanyada maxay uga duwan tahay kuwa kale?

Subxaanyo

Sida uu baare Xasan u sheegay BBC, Subxa anyadan waa nooc cusub oo ka du wan nooc yadii hore, oo markii hore lagu dar ayay koox kale oo Subxaanyo ah oo ay isku dhow yihiin."Markaan muddo baarnay een barbar dhig nay een hubinnay, waxaan ku qanac nay inay la walaal tahay Subxaanyada lagu darayay ee aysan ka mid ahayn” "Waxaan ka qaadnaa hidda-sidaha DNA, no ocyo badan ayaana la baaraa oo hal kuma filna,” ayuu yiri Xasan.

"Marka Subxaanyada la qabto, waxaa la ga qaadaa candhuufta,” ayuu intaa raaciyay.

Waxaa kaloo lagu ogaaday sida uu khabi irku sheegay inaysan isku waddo marin noo can iyo noocyada kale ee Subxaanyada. Waa nooc dheer oo dhuuban, dhererke eduna gaarayo ilaa 2 dhudhub, sida baarit aanka lagu xusay.

"Waxay kaloo kaga duwan tahay nooc yada kale ee Subxaanyada dhanka midab ka, iyadoo leh midabka cawlka, sidoo kale bu’da isha ee no ocan ayaa ka weyn tan noocyada kale ee Sub xaanyada," Ayuu yiri.

Baaritaanka DNA ee laga qaaday noocan cu sub ee Subxaanyada ayaa lagu ogaaday inay leeyihiin kala duwanaansho hidde oo 8% iyo 12% ah.

Nocan cusub ayaa loogu mag ac-daray Psa mmophis cornus africae, amaba Subxaa nyada Geeska Afrika.

subxaanyo

XIGASHADA SAWIRKA,ŠMÍD, FERNÁN DEZ, ELMI AND MAZ UCH (2023)

Qoraalka sawirka,

Deegaanka Yufle, waa mid ka mid meel aha laga helay noocan cusub ee Subxaan yada Marka la baarayo waxaa sidoo kale la adeeg sadaa kaamirooyin qaada sawirro fiican, oo muujin kara qolofta noolaha.

Noocan cusub ayaa gaar u ah deega anno ka tirsan Puntland iyo Som aliland, iya doo sida uu sheegay Xasan aan noocan la ga helin deeg aannada kale ee Soomaaliya.

Meelaha laga helay ee ka kala tirsan So maliland iyo Puntland ayaa ka siman nooca dhu lka, oo ah mid aad u qallalan.

Caqabadaha lagala kulmo daraasadaha laga sameeyo Soomaaliya

Subxaanyo

XIGASHADA SAWIRKA,ŠMÍD J, FERNÁN DEZ SM, ELMI HSA, MAZUCH T (2023)

Bare sare Xasan Sheekh Cabdiraxma an Cilmi ayaa sheegay in inkastoo baaritaan kan lagu sameeyay nooca cusub ee Subx aanyada laga helay Soo maaliya ay dalka u tahay wax weyn, haddana ay jiraan caqab ado lagala kulmo daraasadaha laga same eyo Soomaaliya.

"Dadka deegaanka marka ay arkaan ca ddaan, waxay ku leeyihiin caddaankan uma imaan inuu wax baaro ee keyraadka ayuu gura nayaa," ayuu yiri.

Wuxuu sheegay inaan laga maarmin in la kaashado ajaanibta kale si dalka looga sameeyo daraasado waxtar leh.

"Soomaalidu keligeed ma laha awood ay wax ku baaran, sida sheybaar iyo dhaqaale ma heystaan”

"Anigoo Xasan ah keligey inaan tusaale ahaan wax kasoo baaro Kenya waxay iiga baahan tahay dhaqaale," ayuu yiri.

Sidoo kale ma jiraan khubarro Soomaali ah oo u diyaarsan inay gudaha dalka baarit aan ka sameeyaan, sida uu sheegay Xasan sheegay .

Waxaa kale oo uu sheegay in saynisku uusan xad lahayn, isla

markaana saynisyah annada caalamku ay wada shaqeeyaan.

Article informationAuthor,Fatuma Maalim Abukar

Role,Bbc News Somali XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip