HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OON AH TALAADO 6-DA JUUN 2023-KA

0
Tuesday June 06, 2023 - 08:28:18 in Wararka by
  • Visits: 669
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OON AH TALAADO 6-DA JUUN 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Ra’iisul Wasaare Xamze Oo Isla Xisaabtan Culus Ku Bilaabay Wasiirada

R/Wasaaraha XJF/Soomaaliya, Md.Xa msa Ca bdi Barre, ayaa Shalay bilaabay kulamo muhiim ah oo uu la yeelanayo Was aaradaha, si uu ugula xisaabtamo waxyaa bihii ka qabsoomay ballanqa adkii ay horey u kala saxiix deen.

Kulamada isla-xisaab tanka oo lagu furay Wasaa radda Caafimaadka iyo Darye elka Bulshada, ay aa Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu mas’uuliyiinta Wa saaradda wax ka weydiiyey waxyaabaha ka qab soomay balanqaadkii ay horey u kala saxiixdaan ee la xiriiray waajibaadka wasaaradda.

Masuuliyiinta mashaariicda Wasaara dda gac anta ku haya ayaa soo bandhigay waxyaabaha u qabsoomay, waxa aan u fulin iyo caqabadaha siy aasadeed iyo fars amo ee heysta, iyada oo R/Wasaar uhu mid mid su’aalo uga weydiiyay ma suuli yiinta mashaariicdaasi maamula.

R/Wasaaraha XJFS, ayaa faray Wasaaradda Caafimaad ka iyo Darye elka Bulshada in ay no qoto mid ka hufan musuq maasuq, bulshadana lo ogu adeego si daacad ah, isla markaana wax la ta aban karo ka qabta sameynta isbi taallo, keyd daawo, qalab iyo wacyigelin bu lsho, iyada oo la raacayo balanqaadkii ay horey u kala saxiideen. Waxaana uu si gaar ah u faray Wasiirka in uu xaqiijiyo in hawl kasta ay ku fusho xilligii loogu talagal ay.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo Nairobi u ga qaybgalay shirka golaha deegaanka QM

Wasiir dowlaha wasaaradda hawlaha guud iyo dib-udhiska dowladda FS mudane Bashiir Maxa med Jaamac (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Kenya Ambassador Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa Shalay M/Nayrobi ee dalka Kenya kaga qeybgalay furita anka shir-weyne ay qabaneyso UN- Habitat.

Shirkaan ayaa oo ah Kalfadhiga 2-aad ee gola ha deegaanka Qaramada Midoobe (UN Habitat) ayayaa sanadkan lagu gorfeyn doonaa Mustaqbal Magaalo waarta, iyada oo loo marayo is-dhex-gal dhinacyo badan leh, si loo gaaro yoolalka horu mari need ee joogtada ah waqtiyada xasarada ha caalamiga ah ay jiraan

Agaasimaha madaxtooyada: Soomaaliya wax ay u baahan tahay in awoodda fulinta ay hal aragti hoggaamiso

Agaasimaha guud ee madaxtooyada do wladda Soomaaliya, Xuseen Sheikh Max amuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay in awo odda fulinta hal aragti ay hoggaamiso.

Agaasimaha madaxtooyada wuxuu aami nsan yahay in arr inta an ay xal u noqon kar to khilaafka soo noq noqda ee soo kala dhex gala madaxda ugu sarreysa dal ka. Xuseen Sheikh Maxamuud Wuxuu had alkiisa sii raaciyay in awoodaha sharci daj intu iyo garso orku yihiin waxa loo baahan yahay in lagu dabro awoodaha halka aragti ee fulineed. Dhawaan, go laha wadatashiga qaran ee Soomaaliya ayaa ga aray heshiis siyaa sadeed oo sheegaya in meesh a laga saaro jagada raysal wasaaraha dalka, dal kuna uu yeesho madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeenka ku yimaada doorasho qof iyo cod ah.

Heshiiskan oo hadda horyaala barlama anka waxaa ka dhashay muran badan. Dhinacyada ka soo horjeeda ayaa ku tilma amay mid baalmarsan dastuurka dalka iyo awood qeybsiga siyaasadeed ee dalka. Xukuumadda Soomaaliya ayaa heshiis kaan ku tilmaamtay mid horseedaya inuu dalku ye esho labo xisbi oo ku tartama hog gaaminta dal ka, la gana gudbo nidaamkii dalku horey ugusoo dhaqmayay oo ay ku tilmaamtay mid aan hore u soc od lahayn.

Gudoonka Baarlamaanka Oo Mushaarka Ka Jaranaya Xildhibaanada Aan Soo Xaadirin Fadhiyada BFS

Guddoomiye Cabdullaahi Abshiroow aya a she egay in aysan isku xuquuq noqon do onin bishaan Juun Xildhibaanada soo xaa dira kulamada iyo ku wa iska maqnaado fasax la’aan

Arrintan waxa ay timid iyadoo Shalay uu ko oram la’aan u baaq day kulanka 2-aad kalfadhiga 3-aad ee Golaha Shacabka, ma adaama aysan soo xaadirin xildhi baano badan

Sida wararku ay tilmaamayaan, Waxaa fadhi ga Golaha laga akhriyay Xildhibaan ada soo xaadi ray, kuwa fasaxa ku maqan iyo kuwa fasax la’aan ta iska maqan si loola xisaabtamo kuwa maqan.

Gudoomiye Abshiroow ayaa ku goodi yay iney san aqbali doonin baaqashada kul amada golaha shacabka, xili dhawaan laga soo laabtay fasax dheer oo mudanayaasha baarlamaanka ay isaga maqanayeen.

Xildhibaanada ayaa waxaa horyaala sharciyo badan oo looga fadhiyo iney meel mariyaan iyo la xisaabtankahay’adaha dowlada,walow imaashaha fadhiyada baarlamaankaba lagu kari la’yah ay.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Ergayga cusub ee QM u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta ,Dha qanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaam ac iyo mas’uuliyiin kale oo dowladda ka tirsan ay aa garoonka diyaar adaha Aadan cadde ee maga alada Muqd isho ku soo dhoweeyay

Ergayga cusub ee Q/M u soo magacaawday dal keena Marwo Catriona La ing oo Shalay dalka soo gaartay.

Sidoo kale soo dhaweynta waxaa qeyb ka ahaa Xoghayaha joogtada ah ee Wasa aradda Arrima ha Dibadda JFS, ku xigeen ka Wakiilka QM iyo saraakiil kale, kulan soo dha weyn ay uu wasiirku kula qa atay qeybta VIP ee Gar oonka. Xoghayaha-Guud ee Q/Midoobay António Guterres ayaa horaantii bishii hore May ee sa nadkaan u soo magaca abay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Boqortooyada Midowday ee Ing iriiska inay noqoto Ergeygiisa Gaarka ee u qaabi lsan Soomaaliya isla markaana ah Madaxa Hawl galka Kaalmaynta QM ee Soomaa liya (UNSOM), iyadoo badayshay xoghaya hii hore ee Jam es Swan oo u dhashay dal ka Maraykanka.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo shir muhi im ah la yeeshay madaxda Bangiyada ka hawlgala dalka Wasiirka maaliyadda dowlad da FS Dr.Cilmi Max amed Nuur ay aa Shalay kulan muhiim ah kula yeeshay xarunta wasaaradda Maaliyadda madax da Bangiyada gaarka loo leeyahay ee dal ka ka hawlgala dalka. Kulanka ayaa diirada lagu saaray arrim aha ho rumarinta dhaqaalaha dalka, sare u qaadista da khliga gudaha, hannaanka maaliyad da Soomaali ya iyo hab-raacyada loo dajiyey Ban giyada si loo ga hortago lac agaha sharci darada la isugu gud biyo.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Max amuud Nuur ayaa shirka ka she egay in ganacsat ada iyo Bangiya da Soo maaliyeed ay lafdhabar u yihiin horumar inta dhaqaalaha dal ka iyo sare u qaadida dakhliga gudaha, ayna soo shaqeeyeen wa qti adag.

Waxa ugu dambeyn, wasaaradda maa liyadda iyo Madaxda Bangiyada isku afgar teen in la xooj iyo ka hortaga lacagaha aan marin habraacyada dirista iyo kala qaada shada, iyadoo si gaar ah loo hubinayo han naanka lacag ka wareejinta Bangiy ada iyo Xawaalahada dalka.

Wasiir Alcaddaala: Weerarkii Masaw agaa 9 as kari ayaa nooga dhimatay, annagana waxaan ku dilnay 150 Shabaab ah

Wasiir ku xigeenka warfaafinta Soomaaliya, Cabdirxmaan Yuusuf Alcaddaala ayaa beeniyay inay Alshabaab hub iyo gaadiid da gaal kaga furt een ciidanka dowla dda weerarkii dhawaan ka dha cay degaanka Masagaa ee gobol ka Galgaduud.

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo wareysi siin ayay Universal Tv ayaa sheegay in ciidanka Dowlada laga gubay hal gaari oo wa yn, khasaaruhu na ya hay mid aad u kooban oo dowla ddu ogtah ay.

Wasiir Alcaddaala wuxuu sheegay hubka iyo gaadiidka ay soo bandhigeen Alshabaab inay yih iin kuwo been abuur ay dadka ku jahwareerinaya an. Wuxuu sheegay hubkaas iyo gaadiidkaas inay yihiin kuwo horey Alshabaab u qabsadeen.

"Baabuurtaa hadda ma aha. Sawiraddaasna ha dda ma aha. Waa wax la isku sameeyay. Maxay hubka ugu kor hadli waayeen markii ay qabsade en. Maxaynan calaamadaha Masagawaa dadka u gu soo bandhigin, ileen waala yaqaanaaye,” ayuu yiri wasiir Alcaddaala.

Alcaddaala wuxuu sidoo kale sheegay in tirada ciidamada kaga dhimatay weerarka Masagawaa inay yihiin 9 askari. Halka uu sheegay in Alshaba ab laga dilay 150 dagaalame.

Dhinaca kale, wasiir ku xigeenka warfaafinta wuxuu sheegay dowladdu in aysan joojin dagaala dii ka dhanka ahaa Alshabaab. Wuxuu sheegay weli inay socdaan oo dhul badan la xoreeyay.

Ammar ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muq disho Yuusf Xuseen Jimcaale ( Madaale) ayaa soo saaray awaamiir lagu joojin ayo Jeexida Laam iyada iyo Mar shibiyeedya da Gob olka Banaadir.

Laga bilaabo Shalay Tr-05-06-2023 waxaa la joojiyay in la jee xo Waddooyinka Caasimadda, iyo Marshabiyo odyada, sidoo kale Bu laacado lag ama qodi karo Marshabiyoodka, cid dii ku xadg udubta amarkaas talaabo ayaa laga qaadayaa” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay xafiis ka duqa Muqdisho.

Ammar kaan ayaa kusoo aadaya xilli dhowrjeer ay caba sho ka timid burbur lagu same ey ay wa ddooyinka qaar ee muqdisho, taas oo ay ku lug le eyihiin Ganacsato kala duwan


 

Dalxa oo ka falceliyay hadalkii madaxweyne Laftagareen

Xildhibaan hore Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ahaa baarlamaankii 10-aad ee dalka ayaa u jawaabay madaxweynaha dowlad goboeedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Laftagareen oo si lama filaan ah uga hadlay doorashadii u dambeysay ee uu xildhibaano badan ku reebay, kuwaas oo uu kamid ahaa Prof. Dalxa. Laftagareen oo khudbad jeediyay ayaa a sheekeeyay arrimo cajiib ah oo isagu sameeyay intii ay socdeen doorashooyinkaasi oo ahaa kuwa dadban, isaga oo sidoo kale tilmaamay inuu mad axweynaha Koonfur Galbeed uu u noqday kaliya inuu soo saaro xildhibaano iyo kuwa kalena uu reebo.

"Aniga waxaan u noqday madaxweyna ha Koo nfur Galbeed waxa ay ahayd in aan xil dhibaano soo saaro qofna aan iraahdo waxba ma lihidee iska bax, qofna aan dhaho waxbaa leeda hay in taas ayaan rabaa haddii aanan sameyn kar in oo wixiiba shacab ay qabsanaayaan maxaan mada xweyne kasoo doonay”” ayuu yiri Cabdica siis Lafta Gareen

Dalxa oo ka falceliyay hadalkan ayaa ugu horr eyntii nin geesi ah ku tilmaamay madaxweyne Laf tagareen, maadaama buu yiri uu qirtay khaladkii uu galay.

"Marka ugu horreyso waxaan leeyahay madax weyne Laftagareen marka loo fiiriyo raggii kale ee dambiga la galay wuxuu muujiyay geesinimo, inuu taas u bareerana waa raganimo,” ayuu yiri xi ldhi baan hore Prof. Maxamed Cumar Dalxa.

Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray "Wixii dhacay waxay ahaayeen wax khaldan, mar kal ena in lagu noqdo ayaan ka digeynaa”.

Maxamed Cumar Dalxa oo hadalkiisa sii wata ayaa soo jeediyay in la’iska wada cafiyo madax weynaha Koonfur Galbeed, maadaama wixii dha cay uu ka garaabay.

"Wuxuu mudan yahay aniga iyo dadka ila mid ka ah wixii dhacay Ilaahey dartiisa inay iska cafiy aan” ayuu mar kale wareysigan ku yiri Dalxa.

Hadalkan ayaa kusoo aaday, ayada oo haatan heshiis rasmi ah laga gaaray doorashada soo soc ota, taas oo noqoneyso qof iyo cod, sida ay ku he shiiyeen Golaha Wadatashiga Qaranka.

Axmed Madoobe oo shaaciyey musiibo hey sata shacabka oo madaxdu ogtahay

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Shalay magaalada Kismaayo ka daa h furay shirka madasha xiriirka arrimaha bini’a adannimada So oma aliya.

Axmed Madoobe oo khud bad ka jeediyey furi taankii shir kaas ayaa musiibo ku tilmaa may dee qa iyo raashinka la siiyo dadka reer miyi ga ah xilli yada uu roobku da’ayo.

Madaxweynaha ayaa sheegay in arrintaas loo ga danleeyahay in dadka beeraleyda ah aysan ab uuran beerahooda oo lagu mashquulinayo maca awino markii ay ku dhaqaaqi lahaayeen inay dal ag soo saartaan."Qofkii beertiisa fasha markii ay u soo go’do ha ddii la keeno oo dadkii loo qeybiyo Ganley macaa wino ah, soo musiibo maaha?”

ayuu yiri Axmed Madoobe.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in deeq bixiyaasha aysan ku eedeyneyn arrintaas oo mad axda Soomaalida ay leedahay qaladkaas, sa babtoo ah wax qorshe ah kama lihin abaaraha, fat ahaadaha iyo musiibooyinka kale ee dhici kara. "Haddii aan weydiiyo wasiirka wax unku saabsan arrimaha bini’aadanimada ‘wuxuu war iiga bilaaba yaa deeq bixiyaashu waxay balan qaad een inay noogu deeqi doonaan intaas’ sidoo kale hey’adda maareynta masiibooyinka hadaan weyd iiyo qor shahooda wuxuu ku egyahay balan-qaad ka deeq bixiyaasha” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Wuxuu sheegay Axmed Madoobe in muhiim ay tahay in la bedelo siyaasadda noocaas ah "Ka ma faa’iideyno deeq nala siiyo, laakiin waayihii ab aaruhu dhaceen dadkii laga soo daad-gureeyey waqooyi iyo gobollada dhexe inta wax la baray Shalay waxay ka mid yihiin hoggaamiyeyaasha dalka, sidaas oo kale ayaan u baahanahay had da,” ayuu yiri.

Shirkaan uu Axmed Madoobe ka furay Kisma ayo waxaa isugu yimid wasiirrada gargaarka ee dowlad goboleedyada iyo hey’adda maareynta masiibooyinka qara nka, waxaana looga arrins anayaa xaalada ha bini’aadanimo ee Soomaaliya.

Muxuu yahay guddiga wadajirka ah ee Soom aaliya iyo Sacuudiga ay dhisayaan?

Baarlamannada Soomaaliya iyo Sacuudiga ay aa guddi wadajir ah dhisa naya, kadib kulan ay Ri yadh ku yeesheen guddoomiyaasha baarlam ann ada labada dal.

Guddoomiyaha Golaha Shac abka Sheekh Aadan Mado obe oo booqasho ku jo oga dalka Sacuudiga ayaa waxa uu kulan muhiim ah la qaatay dhigiisa dalkaas Dr. Cabdullahi binu Max amed bin Ibraahim Aala Sheekh.

Sheekh Aadan Madoobe iyo dhigiisa dalka Sa cuudiga ayaa ka wada-hadlay xiriirka labada baarl amaan ee Soomaaliya iyo Sacuudiga, iskaa shiga iyo xiriirka soo jireenka ah ee labada wad dan.

Sidoo kale waxaa qeyb ka ahaa kulanka ku-xi geenka Golaha Shuurada iyo xildhibaanno kati r san labada baarlamaan, sida lagu yiri bayaan ka soo baxay guddo onka Golaha Shacabka.

Gunnaanadka kulanka ayaa labada Guddoom iye isku af garteen in laga shaqe eyo lana xoojiyo xiriirka labada baarlamaan ee Soomaaliya iyo Sacuudiga.

Sidoo kale waxaa lagu balamay in la dhiso gu ddi saaxiibtinimo ah oo ka shaqee ya dhaqan-ge linta arrimahan iyo xiriirka labada baarlamaan ee Sacuudiga iyo Soomaaliya.

Si kastaba, Sacuudiga ayaa kamid ah dalalka sida dhow u taageero dowladda federaalka ah, waxaana Soomaaliya uu ka fuliyaa mashaariicyo waxtar u leh bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo furay tartanka cayaaraha degmooyinka Galmudug

Madaxweye ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Shalay Cadaado ka furay tartanka cayaaraha degmooyinka Galmu dug oo ay ka qaybgalay aan 10-degmo, waxaana munaasabadda furitaan ka goob-joog ka ahaa wa siirro ka tirsan Galmudug, madax ka tirsan xiriir ka kubadda cagta Sooma aliyeed, xiriirka kubad da cagta Galmudug & daawadayaal aad u badan.

Guddoomiyaha degmada Cadaado Faarax Dii riye Warsame ayaa dhammaan martida u timid ka qaybgalka koobkan ku soo dhaweeyey Cadaado, isagoo kooxaha ka qaybgalayana kula dardaar may inay xoojiyaan isdhexgalka bulshada iyo ilb axn imada cayaaraha.

Wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha dowlad goboleedka Galmudug Shaacir Sheegow ayaa xu say wasaaraddu dhawr bilood tartankan ay qab anqaabinaysay, si sare loogu qaado tayada cay aaraha iyo nabadda Galmudug. Madax weyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa isna xusay in tartan kan uu sare u qaadi doono xirfadda cayaar toyda Galmudug, islamarkaana la ga xulan doono cayaaryoyda xulka Galmudug.

Degmooyinka sanadkan ka qaybgalaya tar tan ka ayaa kala ah Dhuusamareeb, Cab udwaaq, Ba lanballe, Gaalkacyo, Guriceel, Xeraale, Wisil, Bax do,Hobyo & Cadaado oo tartanka martigalinaysa.

Wasiirka warfaafinta oo qaabilay danjira ha Ethiopia ee Soomaaliya

Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dal xiiska ee Jamhuriyadda Federaalka Sooma aliya Md. Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabi lay danjiraha Jamh uuriyadda Dimoqraadiga Fed eraalka Ethi opia u fadhiya Soomaaliya mudane Mukhtaar Maxamed Waare.

Wasiirka iyo Danjiraha ay aa kulankooda uga wadahad ley xoojinta iyo Iskaashiga la dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii adkeyn lahaa.

Wasiirka Warfaafinta , Md.Daud Aweis ayaa Danjiraha uga waramey xaal adda Soomaaliya iyo dhinacyada ay lab ada dal iska kaashan karaan mustaqbalka dhow.

Danjire Mukhtaar Maxamed Waare ayaa dha nkiisa xusay in Ethiopia ay ku bogaadineyso Soo maaliya horumarka ay ka sameyneyso dhinacy ada amniga, xasil inta, siyaasadda iyo dib u he shiisiinta. Wax aa uu intaa ku darey in xaaladda ka jirta Soomaaliya waqti xaadirkan ay dhiirige lin eyso in labada dal ee deriska ah ay xoogga saar aan iskaashiga dhinaca horumarinta.

Mareykanka, Qatar Iyo Ingiriiska Oo $10.5 Million Ugu Deeqay Soomaaliya, Si Abaarta Wax Looga Qabto

Lacag dhan 10.5 milyan oo doolar oo gargaar abaaraha iyo u adkeysiga ah ayaa loogu deeqa yaa Soomaaliya iyadoo ay iska kaashanayaan Sanduuqa Horumarinta Qatar, Hay’adda Horumar inta Caalamiga ah ee Mareykanka iyo Safaaradda Ingir iiska ee Muqdisho.

Iskaashigan saddex geeso odka ah ayaa la doonayaa in lo oga hortagga macluusha Soom aaliya iyo wax ka qabashada saam ayntii ka dhala tay abaarahii Soomaal iya ku dhuftay sanadihii 2021 iyo 2022.

Lacagta ayaa qorshaha yahay in wax looga qabto arrimaha gargaarka Soomaal iya oo ay ku dhufteen abaaro daran, taa soo ay sii dheer tahay colaadaha ka jira de egaanada qaar oo ay dad badani isaga soo hayaameen.

In ka badan 500,000 oo caruur ah oo ay da’d oodu ka yar tahay shanta sano ayaa halis ugu jira Inay dhintaan ama ay wajah aan nafaqo-xumo ba ’an sanadkan. Ilaa 6.6 milyan oo qof oo Soomaa liya ku no ol ay aa heysata cunto yari aad u daran taa soo ay ugu wacan tahay abaar daran oo ay uga sii dartay rabshado.

In ka badan saddex milyan oo qof ayaa baraka cay tan iyo bishii Jannaayo ee sannadkii hore.

Sacuudiga oo dhimaya xadiga shidaalka uu maalintii soo saaro.

Wadamada saliida soo saara ayaa ku he shii yey inay sii wadaan dhimista wax soo saarka si ay kor ugu qaadaan qiimaha caal amka.

Sacuudi Carabiya ayaa shee gtay inay dhimi doonto hal mi lyan oo fuusto maalintii (bpd) bisha Luulyo waxayna Opec+ sheegtay in bartilm aameedyadu hoos u dhici doonaan 1.4 milyan & dheeraad ah laga bilaabo 2024. Opec+ ayaa ku dhawaad ​​40% ka ah saliida ceyriinka ah ee aduu nka go’aama de eduna wax ay saameyn weyn ku yeelan karaan qiimaha shidaalka ee caalamka.

Qodobbada looga dooday shirweynahii aragti wadaagga xakamaynta faafinta wararka been abuurka

Shirweynahan oo ay soo qaban-qaab isay Was aaradda Warfaafinta, Dhaq anka iyo Dalxiiska, in tii uu socday waxaa la isku waydaarsaday doodo cilmiyaysan oo ay ka qaybqaadaneen hawlwade enno ka kala socday hay’adaha dowladda, warba ahinta dalka, ururada saxaafadda, bulshada ray id ka ,culimada ah ah iyo khuburo ku xeel dheer arrimaha Warbaahinta.

Ra’iisul Wasaaraha XJF/Soomaaliya, Md.Xam sa Cabdi Barre, oo furay Shirwe ynaha Aragti-wadaagga Xakameynta Fa afinta Wararka Been abuurka ah iyo Saam eynta taban ee ay bulshada ku Leeyihiin ayaa tilmaamay in faafinta wararka aan sugneyn ay khatar weyn ku yihiin amniga qa ranka, nabadgelyada iyo wadajirka umm adda, ga ar ahaan marka ay faafiyaan arg agixisada iyo ku wa lamidka ah ay noqon karto hub wax burburiya.

Xukuumadda DanQaran ayuu xusay R/ Wasa aruhu in ay qaadi doonto tallaabooyin sharci ah oo lagula xisaabtamayo kooxaha lagu helo in ay si ula kac ah u faafiyaan wararka been abuur ah, gaar ahaanna ku wa la xiriira amniga qaranka iyo kala qey binta bulshada.

Ka qeyb galayaasha hadalada ka jeedi yay do odaha shirka waxaa mid ahaa Was iiro, Xildhibaa no, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Guddoomiyi hii hore Golaha Shac abka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan jawaari, Culimo, Dhaqan, Bool iiska Sooma aliya, Khuburo saxaafadeed oo ka kala so cotay Warbaahinta gaarka ah, iyo ururada Saxaafadda

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dal xiiska Xukuumadda Federaalka Soomaal iya Md.Daud Aweis Jaamac ayaa sheegay in ujeedka shirkan yahay aragti Isweydaar siga dowladda iyo dadkeeda si xal loogu helo dhibaatada faafinta wararka been abu urka ah.

Ka qeyb galayaasha ayaa sidookale, si qoto dheer uga dooday saameynta warar ka been abuurka ah ku leeyihiin nolosha bulshada iyo sida ugu macquulsan oo lagu xakameyn karo si waafq san sharciga dal ka. Ajandayaasha laga dooday waxaa ka mid ahaa

Baahinta wararka aan la hubin, ama be en ab uurka ah iyo Warbaahinta casriga ah.

Saameynta wararka abuurka ku leeyih iin ki cinta xasaradaha bulshada iyo colaa daha suk eeya.

Muxuu sharcigu ka qabaa faafinta warar ka be en abuurka ah iyo saameyn intee la eg ayayse ku leedahay dowlad dhiska.

Waa maxay tallaabooyinka loo baahan si loo xakameeyo wararka been abuurka?

Sidookale waxaa khubarada ka qeyb galaysay shirka soo jeediyeen mowduucyo ay ka mid yihiin.

Diinta Islaamka waxa ay ka qabto been abu urka.

Booliiska iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan wararka been abuurka.

Habka hubinta wararka been abuurka ah iyo wadiiqada loo maro xaqiiqo raadinta wararka.

Dood Falanqeyn dheer kadib Ka qeyb galaya ashaasha ayaa soo jeediyay taloo yin wax ku ool ah oo la xiriira xakameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo saa meynta ay ku leeyihiin bulsh ada wax aana ay badan kood soo jeediyeen.

In Dowladda, ururada Saxaafadda Wad ajir u ga shaqeeyaa sameynta wacyi gain xooggan oo la xiriirta ka hortaga sameynta iyo faafinta war arka been abuurka.

In Dowladda dhaqan galiso shuruucda degsan ee la xiriirta xakameynta faafinta been abuurka si loo maareeyo qataraha ka yimaada been abuur ka, marin habaabinta iyo hubin la’aanta wararka.

In sidookale la sameeyo xeerar la jaan qaadi kara Warbaahinta casriga ah laguna xakameyn karo dambiya iyo faafinta been abuurka ah ee lagu sameeyo baraha dad ku ku xiriiraan.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo soo xi ray shirweynaha ayaa sheegay in shirkani muhiim u ahaa hey’a daha dowladda, qeybaha bulshada, culi mada iyo khubarada kale in ay ku wadaa ga an aragtidooda si furan, si xal looga helo warar ka aan la hubin, marin habaabinta ku dhisan ama hu binti la’aanta loo baahiyo, kuwaas oo saameyn ta ban ku leh bul shada.

Wasiir Daa’uud ayaa tilmaamay in wasa araddu ka shaqeynayo hirgalinta aragtiy aha iyo xogaha ka qeyb galayaashu ku wadaageen shirkani oo dhammaantood taa banaya dhibaatada dalkeena & dadkeen a ay ku hayaan wararka been abuurka ah.

Ugu dambeyn Wasaaradda Warfaafinta, Dha qanka iyo Dalxiiska jamhuuriyadda So omaaliya waxa ay soo saari doontaa war bixin dhameystir an oo la xiriirta natiijada doodihii wax ku oolka ah aa ee shirweyn aha aragti wadaagga xakameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo saameynta ay bulshada ku leeyihiin. -Dhammaad-

Xildhibaan Jeesow oo kashifay maamul xu mo baahsan oo ka jirta golaha shacabka

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo warba ahi nta la hadlay ayaa sheegay in isku dhex-yaac baa hsan uu ka jiro golaha shaca bka, isagoo tusaale u soo qaatay in guddoonka oo Shalay yeerinayey xildhibaanada maqan uu ka tegay xubno ka ma qnaa golaha.

Xildhibaan Jeesow ayaa guddoonka ku eede eyey isku dhexyaaca uu sheegay inuu ka jiro gol aha, "Fadhigii Shalay wuxuu nooga baa qday koo ram la’aan, waxaana suurta gal ah in guddoonku uu fasa xay xildhibaano badan,” ay uu yiri Jeesow.

Xildhibaanka ayaa intaas ku sii daray, "Mar kii la yeeri yey magacyada xildhibaanada maq an, waxaa la ga tegay xubno badan oo aan aqaan golahana ka maqnaa, marka waxaan waxay tilmaamayaan is ku dhexyaaca dhinaca maamulka ah ee golaha ka jira.”

Xildhibaan Daahir Jeesow ayaa dalbaday in ha dda kadib ay jirto xisaab adag oo guddoonku cad eeyo xildhibaan kasta waxa uu ku maqan ya hay, "Waxaa miiska saaran dood masiiri ah oo da stuur ka wax looga bedelayo, marka kooram had aan soo buuxi weyno ma waxaan bedeli karnaa das tuur?” ayuu yiri Jeesow.

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka oo joogay kulankii Shalay baaqday ay aa wax laga xumaado ku tilmaamay in xildhibaa nadu ay waajibkooda guda waayaan.

"Xildhibaan kasta oo maqnaada, waxaan halka an ka yeeri doonaa magaciisa, si dadkii soo doort ay ay u ogaadaan, xildhibaan maqan iyo mid joo ga isku xuquuq ma noqon doonaan,” ayuu yiri Abshirow.

87 Xildhibaan ayaa soo xaadirtay Shalay, ku waas oo 16 ka mid ah ay saxiixeen buuga xaadir inta, waxaana arrintaas ka hadlay guddoonka.

Guddoomiye Abshirow wuxuu ku dooday in xil dhibaanada saxiixay buugga xaadirinta ay ka fii can yihiin xildhibaanada iska maqan, "Waa inaan kala saarno, ugu yaraan xildhibaanada yimid ee tegay waxay buuxiyeen kooramka,” ayuu yiri.

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa Dorraad dhaliilay sababta shir guddoonka loogu soo diro guddoomiye Abshirow, markii laga dooda yo arrimo xasaasi ah, inkastoo hadalkaas uu raali gelin ka bixiyey markii ay dhibsadeen xildhibaano badan.

Guddoomiyaha koowaad ee golaha shacabka ayaa ku maqan dalka Sacuudiga, sidoo kale wax aa maqan ku xigeenkii koowaad, waxaana kula mada shir guddoominaya ku xigeenka labaad, iy adoo uu miiska saaran yahay muddo kororsi cu sub iyo wax ka bedel ka qorsheynayo in lagu sam eeyo dastuurka.

Ciidanka Nabadsugida K/Galbeed oo soo ban dhigay 10 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab.

Taliska Ciidanka hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Ma gaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ku soo bandhigey 10 xubno od oo ka mid ahaa Urur ka Al-Shabaab.

Saraakiisha Ciidanka Hay’adda NISA ayaa she egay in 10-ka Xubnood ay Al-Shabaab u qaabilsanaayeen Jabhadaha weerarada geysta, iyaga oo kasoo howlgalay Gob olada Jubooyinka, Baay, Bakool, Shabeellaha Ho ose Shabeelada dhexe ,Mudug iyo Hiiraan.

Qaar kamid ah 10-ka Xubnood ee ka tirsan Al-Shabaab oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in sababta ay uga soo baxeen Ururka Al-Shabaab ay tahay dhibaato ay ku hayaan Shacabka Soom aaliyeed.

Sidoo kale waxay sheegeen in ay usoo dulqa adan waayeen howlgallada ballaaran ay dowlad da Sooamaliya ka wado guud ahaan Dalka oo me elo badan ay kula wareegeen Ciid amada dowla dda Soomaaliya.

laftaagreen oo Odayaasha Dhaqanka iyo Dhali nyarada G/Bakool kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Cabdi casiis Xasan Maxamed Laftagareen oo M/Xudur kulamo kala Duwan kula qaadanayo qeybaha ka la duwan Bulshada ayaa Qaabilay Dhalinyarada M/Xudur oo ka dhagaystay Baahiyaha ay qabaan iyo Doorka ay ka qadanayaan sugida Amniga M/Xudur.

Sidoo kale Madaxweyne Cabdicasiis Laf tagar een ayaa Dhalinyarada uga Mahad celiyey Dada alkooda ku aadan Xaqiijinta Amniga Magaalada, waxaana uu xu say in ka Maamul ahaan ay wax ka qabanayaan Baahiyaha Dhalinyarada ha ysata isagoona faray inay u diyaar garoobaan ka qeyb qadashada Wajiga labaad ee Dagaalka ka dhan ka ah Al-Shabaab

Dhinaca kale Madaxweynaha Dowlad Gobol eedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Max amed Laftagareen ayaa Xar unta Madaxtooyada M/Xudur ku qaabilay Odayaasha Dhaqanka G/ Bakool, waxaana kulankaas Warbaahinta u faah faahiyay mid kamid ah odayaasha Dhaqanka ee ka qeyb galay.

Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu sii wado kulamadiisa, waxana uu la kul mi doonaa Saraaki isha Ciidamada ATMIS, isaga oo kala hadli doona dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Ragarrin yaab leh sameeyay oo lagu qabtay magaalada MUQDISHO

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soom aa liya oo Habeen hore howlgal ka sameeyay degmada Kaar aan ayaa gacanta ku soo dhigay rag arrin yaab leh sameeyay, si ay magaalada Muqdisho u soo geliyaan ma an-dooriyaha Xa shiiska.

Raggan oo mootooyin ku waday maan dooriyaha ayaa waxaa lagu soo bandhigay saldhigga booliska de gmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.

War kasoo baxay taliska booliska ayaa waxaa lagu sheegay in eedeysanayaasha ay ku jiraan ga cantooda, isla-markaana la horgeyn cadaaladda, si tallaabo looga qa ado.

"Xalay oo Taariiqdu tahay 04/06/2023 abaaro 08:45 PM ayaa ciidanka boliiska saldhiga kaaraan iyo ciidanka polis milat aariyo ay gacanta ku soo soodhigeen maa ndooriye xashiish ah iyo eedey sanayaashii waday waxaana la waafujin doonaa cad aalada” ayuu yiri talisku.

Sidoo kale waxaa halka lagu soo ban dhigay Xashiiskan tegay mas’uuliyiinta ma amulka gobol ka Banaadir oo uu gu hor reeyo Duqa magaalada Muqdisho, Yuusuf Madaale, ku xigeenkiisa amni ga iyo siyaas adda iyo sidoo kale taliyaha boolis ka ee gobolka Banaadir.

Yabooh oo hadal kooban siiyay warba ahinta ayaa ka warbixiyay howlgalkan, wux uuna sheeg ay in ragga lasoo qabtay ay keeneen naqshada cusub oo ay rabeen in ay Xashiishka ku soo galiy aan magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasa da ayaa xusay in Xashiiska lagu cabeeyay jawaa no, kadibna afka hore dhu xul looga shubay, si aan loo arkin.

"Waxaan halkan u nimid howlgal lagu soo qab tay waxyaabaha maanka-dooriya, gaar ahaan Ha shiis oo jawaano waa weyn ku jira oo naqshaddii magaalada lagu soo gelin jiray la beddalay,” ayuu yiri guddoom iye ku xigeenka amniga iyo siyaas adda ee gobolka Banaadir.

Sidoo kale wuxuu sii raaciyay "Waxaa moodaa kiishashkii lagu cabeyn jiray dhu xusha oo kale, afka horena inta dhuxul loo ga soo shubay intii ka lena uu Xashiiska ku jiro”

Duulimaadyadii gobolka Gedo oo dib u billow day kadib toddobaad ay xayirnaayeen

Duulimaadyada gobolka Gedo ayaa Shalay si kmg ah dib ugu bilowday kaddib markii muddo ka bad an toddobaad ay xayi raad saarnayd.

Khilaaf ayaa in muddo ahba ka taagnaa gobolka, kaas oo ku saabsan maa mulka garoomada gobolka iyo khilaafka muddada dhe er jiray ee u ka taagan Jubaland. Ilaa saddex duu limaad ayaa Shalay ka kacay garoonka Doolow iyadoo ay saddex kalana tageen, berri ayaa sidoo kale la filayaa in magaa lada Garbahaarrey ay tag aan duulimaadyo kale.

In kabadan toddobaad ayey duulimaadyadu hak ad ku jireen taasoo uu sabab u ahayd khilaaf hor ay u jiray.

Dadka Shalay ka duulay gobolka gedo waxay u badnaayeen dad xujey ahaa oo ku xayirnaa gob olka iyo dad xanuunsanaa oo loo dhoofinayay Mu qdisho.Maamulka ka taliya inta badan degmooy in ka gobolkaas ayaa sheegay in markii hore ay dii deen shakhsiyaad ay sheegeen in laga soo diray magaalada Kismaayo, waa sida hadalka loo dhiga ye, balse markii dambe uu arrrinta soo faro geli yay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. Gedo waxaa tan iyo 2019-kii ka taagan khilaaf u dhexeeya siyaasiyiinta gobolkaas iyo maamulka Jubaland ee uu hoggaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Uganda oo laba arrin midkood ka fakareysa kadib weerarkii saldhigga Buulo-Mareer

Tan iyo markii uu dhacay weerarkii Buulo Mar eer ee kooxda Al-Shabaab ay ku qaaday saldhiga ciidanka ATMIS, gaar ahaan kuwa Uganda ee ma gaaladaasi, waxay dowladda Uganda wajah eys ay cadaadis gudaha oo la xiriira arrintaas.

Dadka reer Ugan da qaarkood ayaa waxay dal badeen in ciidamada laga soo saaro Sooma aliya, maadaama ay shee geen "in si bahal-nimo ah ugu dhimanayaan dal kale,” halka qaar kale ay dow ladda usoo jeediy een in loo aargudo askartooda.

"Waa dareen isku jira qaar waxay nagu tirtir sii naya in aan aargudano, qaar kalena waxay doo na yaan in ciidanka laga soo saaro sababto ah wa xay leeyihiin ciidankan waddankeena uma dhima nayaan ee dad kale ayay madaxooda ku dhimana yaan,” ayuu yiri afhayeenka ciidanka Uganda oo wareysi uu siiyey VOA uga hadlay dareenka uga yimid dadka reer Uganda.

Waxa uu intaas kusii daray "Annaguna waxaan leenahay waa in aan joogna (Soo maaliya) si Afr ika oo dhan nabad uga dhalato.”

Afhayeenka ciidamada Uganda Felix Kulaigye ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in Uganda ay dooneyso in joogitaankeeda Soom aaliya uusan waxba iska beddelin kadib weerarkii Buulo Mareer ee looga dilay askar badan.

Weerarka Buulo Mareer ayaa waxaa la shee gay in Uganda looga dilay illaa 54 askari, sida uu shaaciyay madaxweynaha dowladda Uganda Yoweri Museveni.

Tiradan ayaa aad uga yar midda horay ee sha aciyeen Al-Shabaab oo gaareysa illaa 137 askari oo ka tirsan ciidamada Uganda. Sheegashadan ma ahan mid si madax-banaan loo xaqiijiyay.

Dadka reer Uganda ayaa guud ahaan si weyn uga calool xumaaday weerarkaasi, waxay na u ar keen inay u dhinteen si cadowtinimo ah, ayada oo dowladdu ay ku adkeysanayso in ho wl-galka uu sii socdo illaa uu gaaro hadafkiisa macquulka ah. Si kastaba, Weerarkii Buulo Mareer oo dhacay 26-kii bishii hore ee May ayaa kamid noqday mid kamid ah weeraradii ugu khasaaraha badnaa ee ay kooxda Al-Shabaab kala kulmaan ciidamad ATMIS.

Ruushka oo sheegay inay dileen 250 askari oo Ukraine ah. Wasaaradda difaaca ee dalka Ruushka ayaa sheegtay inay fashilisay weerar culus oo ciid am ada Ukraine ay kusoo qaadeen, ayna ku dileen 250 askari oo Ukraine ah.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Kyiv, si doo kale sheegashada Ruushka si madax ba nnaan looma xaqiijin.

Wasaaradda difaaca Ruushka waxa ay sheegt ay in Ukraine ay axaddii weerar kuso qa aday gob olka Donetsk oo ay adeegsatay lix bat alyan oo mechanized ah iyo laba taangi. Ilaa iyo hadda ma cadda in weerarrada la she egayo ay muujinayaan in uu billowday duull aanka dib loogu qabsanayo dhulka Ukraine ee ciida ma da Ruushka.

Md. Mustafe Cagjar oo sheegay in Muslimiinta Itoobiya xuquuq aysan horey u haysan ay ka heleen xukuumadda Abiyi Axmed

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo ka falceliyay xaaladda maa lmahan ka taagan Addis Ababa ee ku saabsan Masaajidda laga dumiyay degaanka Oromiya, ayaa ku ammaanay xukuumadda Abiyi Axmed inay Muslimiinta Itoobiya u qabatay waxbadan oo ay san horey u haysan.

Madaxweynuhu isagoo taa ka hadlaya waxa uu bar tiisa Facebook kusoo qoray sidan " Taariikhda Ito obiya dawlad Muslimiinta dalku ay ka heleen xorri yadda diimeed, xuquuqaha siyaasadeed, muujin ta (shacaacirta) diintooda inta ay ka heleen Dawl adda uu Hoggaamiyo RW Abiy Ahm ed iyo Xisb iga Barwaaqo ma jirto".

Madaxweynuhu isagoo qoraalkiisa sii wata wa xa uu sheegay in dhib kasta oo yimaadda aan marnaba la dafirin xaqiiqada jirta, " Way haboon tahay in laga gilgisho wixii dhibaatooyin ah ee la soo darsa Musl imiinta, balse in laga been sheego xaqiiqda jirta ama la dafiro wixii wanaag ah ee jira maaha. Waa in wax walba si waaqici ah loo wa jaho".

Ugu dambayn Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa farriintiisan kusoo gabagabe eyay tacsi uu u diray Muslimiinta Itoobiya, isagoo yiri " Waan ka tacsiyeeynaynaa shu hadada dhibtu soo gaadhay. Waan qaad anaynaa doorka nagaga aadan in ay na dib u dhicin arimihii sababay dhimashada".

Qoraalkan Madaxweyne Mustafe cag jar ayay dad badan oo Muslimiinta Ito obiya ah siyaabo ka la duwan uga falceliy een, iyadoo intooda badan ka cadhooday hadalka Mustafe cagjar ee ah in xukuuma dda Abiyi Axmed ay Muslimiinta wax u qabatay xilli la duminayo Masaajid badan oo dega anka Oromiya ku yaallay, kuwaas oo dowladdu sababo aan lagu qancin u samaysay dumintooda.

Labadii 7aad ee u dambeeyay ayaa wa xaa caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa ka taagneyd xaalad cakiran oo ka dhalatay masaaji ddo dhowr ah oo laga dumiyay degaano kamid ah gobolka Oro miya ee dalka Itoobiya, taas oo Musli miinta Itoobiya ay ka falceliyeen iyagoo banaanb axyo ka sameeyay qaybo kamid ah dalka Itoob iya, inkastoo dow ladu aysan si faah faahsan uga hadal arrintan haddana waa mid taagan ilaa Shalay

Wiilkii Mucamar Al-Qadaafi oo cuntada ka soomay isagoo xabisi ku jira muddo dheer.

Mid ka mid ah wiilal uu dhalay hogaamiyihii ho re ee Liibiya Mucamar Al-Qadaafi ayaa cun tada ka soomay si ay uga mudaharaadan mud dada dheer ee uu ku xirnaa dalka Lubnaan, sida uu sheegay qareenkiisa Paul Romanos.

Hannibal Al-Qadaafi ayaa in ka badan 8-sano lagu hayay dalka Lubnaan, kaddib markii ay koo xo hubeysan oo Lub naaniyiin ah kasoo afduubt een dalka Suuriya,halkaasoo uu gab aad ka dhi ganayay burburkii iyo geeridii aabbihii, ayuu hadalkiisa raaciyay. Hannibal Gadd afi waxaa qab tay maamulka Lubnaan, waxaana tan iyo mar kaas lagu hayaa xabsi ku yaalla Beir ut, isagoo aan maxkamad la soo taagin, ayuu yiri Romanos.

WAA KUMA WASIIRKA CUSUB EE ARR IMAHA DIBADDA TURKIGA EE UU

 ERDOGAN UGU YEERO "FURAHA SIRTIISA”?

Hakan XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Shaki la’aan, mid ka mid ah magacaabisya da go laha wasiirrada ee uu Erdogan sameeyay ee ugu ha dal haynta badan ayaa ahayd Hakan Fidan, oo mu ddo 13 sano ah soo hoggaamina yey Waaxda Sirdo onka Qaran ka (MIT) oo haddana loo ma gacaabay wasiirka Wasaara d da Arrimaha Dibadda.

Hakan Fidan wuxuu taarii khda Turkiga ku galay in uu noqday mag acaab istii rasmi ah ee ugu horreysay ee madaxa sir doonka hal mar loo dallacsiiyo hogaanka diblo maa siyadda Turkiga.

Fidan oo uu Erdogan ku tilmaamay ”furaha si rt iisa” ayaa lagu qiimeeyay in ay heerkan gaar siisay sida uu ugasoo caddaaday shaqadiisa MIT oo ah ha y’ad si joogta ah ugu leg leh hawl aha gobolka, laga bilaabo Libya illaa Suuriya, Ukraine illaa gobollada Caucasus.

Waxaa madaxa sirdoonka loo maga caabay sa nna dkii 2010. Shaqada Fid an oo hawlahan daa ha gadaashiisa ka qaban jiray sida habraa cii xal u he lidda PKK iyo isku daygii afgembi ee 15 kii july, ayaa si taxaddar leh loo daawan doo naa gudaha iyo ban naankaba.

Madaxa MIT ee Israel aysan rabin Fidan oo sa laa may Erdogan Muddadii dheerayd ee uu xilka hayay, Hakan Fidan waxa uu ka qayb qaatay hawlo badan oo muran dhaliyay, gaar ahaan tal laabooyinkii uu ka qaaday isku daygii afgambi ee July 15-keedii. Laaki in falcelintii ugu horeys ay ee isaga ka soo horjeedd ay waxay ka timid dibadda, ma ahan mid ka timid gudaha dalka.

R/ wasaarihii Israa’iil Ehud Barak ayaa xillig aas sheegay in noqoshada Fidan ee madaxa sirdoonka Turkiga ay ahayd arrin laga naxo. Ba rak oo markii hore walaaciisa ka sheegay kulan xiran ayaa markii dambe si cad wuxuu ku anda coodey in Fidan uu qaatay mawqif uu ku taage ereyo Iran sannadihii uu "diblomaasiga" ka ah aa Hay'adda Tamarta Nukliy eerka ee Caalami ga ah intii u dhaxaysay sanadihii 2008 & 2009.

Mid ka mid ah hadalladiisa naadirka ah, ayuu Fid an bayaan uu soo saaray wargeys ka Haber türk ee 2013, ku yiri "Markii ugu horre ysay add uunka, daw lad (Israa'iil) wax ay ka falcelisay maamulka sirdoon ee daw lad kale waxayna si cad u rabin in Hakan Fi dan uu madax u noqdo MIT, danaheeda gaarka ah, waxayna sidaas ku sheegtay war-murtiyeed rasmi ah,” ayuu yiri.

Muddadii halganka ka dhanka ahaa ururkii Gulen

Erdogan iyo Fidan oo wada fadhiya ,Waxaa jir ay laba hawlgal oo muh im ah oo ku astaysan xill igii Ha kan Fidan uu xilka la wareegay oo mararka qaar isa saam ee yay: xii saddii ka dhal atay markii uu xumaa day xiriirka dowladda iyo ururka Gülen, iyo gee ddi-socod wada-xaajood ah oo Oslo ka bilowd ay ee lala galay PKK si xal loogu helo dhibaata da Kurdida. Xiisa dda u dhaxaysa dowladda iyo urur ka Gülen ayaa sid oo kale u qaadday MIT & mad axa hay‘adda, Hakan Fidan, cin waan nada sar sare ee wararka. Bishii Febraayo 7, 2012, xeer ila aliye gaar ah oo idm an oo lagu eede eyay in uu xiriir la lee yahay urur ka Gülen ayaa Hakan Fi dan iyo la ba sarkaal oo MİT ka tirsan ugu yeeray si ay u ga marag fura an kiis ka Mid owga Bulsho oyinka Kurdistan (KCK), la akiin Fidan iyo MIT ma aysan markh aati furin. R/Wa saarihii xilliga as Recep Tay yip Erdoğan oo xilka ka maqnaa sababo la xiriira qal liin uu xilligaas ku maqnaa, ayaa hadal uu je ediyay ka dib she egay in la xiri doono haddii Fidan uu had al ka sheego, isagoo xusay in dha cdadan ay tahay shirqol uu Gülen soo malegay.

Waqtigaas, dawladdu waxay ku eedays ay ururka Gülen inay mas'uul ka yihiin baahinta wa rar ku sa absan nuxurka wada-xaajoodka Oslo iyo baahinta eedeymaha sida MIT oo hub siisay ururrada Isla amiga ah ee dagaalka sokeeye ee Suuriya ee bila abmay 2011.

Ajendaha wuxuu ahaa in Turkiga oo taageera muc aaradka Suuriya ay si wada jir ah u afgemb iyaan nid aamka Bashaar Al-Asad ee dalkooda, iyo taageero hub oo la soo marsiiyo MİT, dowla dduna way diiday eede ymahaas. MIT iyo Fi dan ayaa muddo dheer laga hadal hayey gud aha iyo dibadda dalka, sabab tuna tah ay siya asad da la raacay gaar ahaan xilligii ugu horre eyay ee dagaalka sokeeye ee Suuriya.

Isku daygii afgembi ee July 15

Afgembi

Mid ka mid ah qalalaasihii ugu weynaa ee dha ca ta ariikhda casriga ah ee Turkiga ayaa ahaa isku daygii afgembi ee 15 kii july 2016 dalkaas ka dhacay. Xilligan wa xa si weyn looga dood ay waxa MIT oo uu ma dax da ka ahaa Hakan Fidan ay sameeyeen iyo waxa ay qaban waaye en. In kasta oo ay kobcis ay awoodda iyo xog-ur urinta, haddana in aan hore loo ogaan in koox ka tirsan ciidammada Turkiga ay isku da yaan af gambi, ayaa weli ka mid ah arr imaha la dhal iilayo.

Guddoomiyaha xisbiga CHP Kemal Kılı çdar oğlu, oo isticmaalaya weedha ah "isku day afga mbi oo la xakameeyey" ayaa ku andacooday in wixii dhacay 15-kii Luulyo ay dhab ahaantii ah aayeen shirqool ay qorsheeyeen sirdoonka iyo dowladda.

Dhanka kale, dowlad da ayaa ku eedeysay Kı lıç da roğlu inuu "been shee gay". Hakan Fi dan ayaan u tagin guddiga laga dhisay baar lamaan ka dal ka Turkiga si ay baaritaan ugu sa meeya an isku daygii afgambiga, taasoo keen tay inay kor u ka cdo dhalee ceynta isaga ka dhanka ah ee muc aaradka.

Davutoglu ayaa markii u horreysay codsaday Fidan Devoglu

Dhab ahaantii, isku daygii ahaa in Hakan Fidan laga qaado MIT oo si toos ah siyaasadda loogusoo daro ayaa markii ugu horreysay waxaa fuliyay Ra'Iis ul Wasaarihii xilligaas Ahmet Davutoğlu 2015. Davut oglu,oo noqday R/Wasaare iyo Guddoomiyaha Xis bi ga AKP ka dib markii Erd ogan loo doo rtay Madaxweynaha 12aad 10kii Agoosto 2014, wu xuu Fidan u mag acaa bay mu sharax baarlamaan oo kasoo baxa Ank ara doorashadii 7-dii June ee sannadkii 20 15. Isagoo ka falcelinaya iscasilaadii Fidan ee MIT & go'aankii uu ku galay siyaas adda is agoon ogeyn, Erdogan ayaa ka hortagay how shaas isagoo la kul may Davutoğlu iyo Fidan 2daba. Erdogaan waxa uu saxaafada u sheeg ay inuu ka xun yahay Fidan wa xa uuna yidhi "MIT ma aha machad caadi ah. Waa hay'adda ugu muhi imsan ee dawladda. Haddii hay’ adda sird oon ka ee qaranku ay daciifto, suurtogal ma aha in dawladdaasi sii noolaato. Imika hawshan oo kale ayaanu u keenay, anigaa keenay. Had day arrintu sidaas tahay, markuu baxayo hadda an loo oggolayn, waxay ahayd inuu meeshaas joo go oo aanu ka bixin. Markaa, dabcan, waan dhibsaday.”

Hawlgalkii Fidan ee labaad ee dibadda Turkiga

Hakan Fidan iyo Hulusi Aka

Wixii ka danbeeyey isku daygii afgambi ee 15kii July5 waxaa lagu qeexi karaa inay tahay xilligii laba ad ee Hakan Fidan- madaxa MIT. Muddadan iyada ah waxay MIT, oo uu hogaami nayo Fidan kordhisay dhaqdhaqaaqyadeeda "la dagaalanka argagixisada" ee Suuriya iyo Cira aq, iyo sidoo kale dalka guduhi isa , iyada oo ay ugu wacan tahay koror ka awoodda sirdoon ka aadmiga & tignolajiyada.

Tallaabo kale oo muhi im ah oo mudda dan kubee gnayd ayaa ahayd kororka waxtarka MIT ee fagaar ayaasha caalami ga ah, gaar ahaan jaga gaarka dhow ee Turkiga Isagoo ka qayb qaadanaya ku dha waad dhammaan safarradii dibadda iyo xiriirkii Mad axweyne Erdogan, Fidan ayaa sidoo kale si dhow ula shaqeeeyay Wasiir ka Arrimaha Dibadda Mevlüt Çavuşoğlu iyo Wasiirka Difaaca Qaraka Hulusi Akar, waxuuna qeyb ka noqday labada dhinac ee amniga iyo siyaasad da dibadda.

Fiiro gaar ah ayaa loo soo jeediyay doorka sii kor dhaya ee MIT ee kordhinta saameynta ay ku leedah ay gobolka dhow ee Turkiga, gaar ah aan Liibiya iyo Suuriya. Marka laga soo tago ha wlihii ay ka wadday gobolladaas, MIT waxay si doo kale door ka qaada tay dib u soo celinta wa dahadalladii dalal badan oo xiriirka Turkiga uu burbu ray.

Tallaabada ugu horeysa ee caadiga ah ee xir iirka wadamada sida Imaaraatka Car abta, Sac uudiga, Masar iyo Israel ayaa mar walba la mar ayey hay’a daha sirdoon ka. Hababka caadi ga ah ee ay hay’ adaha sirdoonku ku soo kordhiye en marxaladda siy aasadda ayaa la soo mariy ey wasaara dda arrima ha dibadda, waxaana ha wshaas lagu soo gebage beeyey tallaabadii u damb aysay ee heer hogga amiye yaal.

Xiriir wanaajinta Suuriya oo Hakan Fidan uu sha khsi ahaan ugu lug leeyahay, waa mid ka mid ah ha wlihii MIT ay qaba tay. Fid an iyo Akar ayaa wa da xa ajoodka Suuriya ka bila ab ay Ruushka ma almihii u dambeeyay ee san nadkii hore. Ma noqon doonto waxla yaab leh in mid ka mid ah hawlihii Wasaarad da Arrimaha Dibadda ee uu Fidan jeclaa in uu si dhakhso ah u soo gabagabeeyo ay tahay wanaajinta xiriirka Turkiga iyo Suuriya.Sida laga soo xigtay falqe eyaasha, sida Fi dan uu u qa ban doontuo xiriir ka Marayk anka iyo reer galbeed ka ayaa noqon doo na mid muhiim ah oo go'aamin aya habka xiriirka caal amiga ah ee Turkiga sana daha soo socda . XIGASHO:BBC.

Arday Soomaaliyed oo ku guuleystay Deeq wax-barasho iyo maalgelin cilmi

 baaris Dalka Canada

Hassan Ali oo ah kaaliye Cilmi baare iyo arday So omaaliyeed oo degan Canada, kana tirsan Jaamaca dda Winnipeg ayaa ku guuleystay maalgelin cilmi ba aris iyo deeq wax-barasho daraasaatka sare ee heer ka master ka dhaqaalaha Jaamac adda Winnipeg. Deeqdana ay aa gaaraysay in ka badan $34,000 doolar, waxayna isugu jirta maalge lin daraasaat cilmi baaris, minxo waxbarasho iyo shaqo kaaliye macalinimo (Teaching Assistant) ee qeybta dhaqaalaha Jaamacadda Winn ipeg sanad dugsiyeed soo socda 2023-2024 Hassan mar uu ka hadlayey deeqda uu ku guuleystay ayaa yiri sida tan:

"Deeqdan waxay isugu jirtaa 3 qeybood, waxaana lagu maalgeliyaa dadka ka shaqeeya cilmi barista heerarka kala duwan,iyo ardayda sameeya daraasat ka sare sida masterka iyo Phd. Deeqahan aan ku gu uleystay mid kamid ah waa heer gobol oo gobolka Manitoba – Can ada oo dhan tartan furan u galaan waxaana bix isa hay’adda la yiraahdo (Research Manitoba) iyo 2 kale oo deeq waxbarasho ay bixisho Jaamacadda aan ardayga ka ahay ee Winnipeg oo iyadana tartan furan u galaan dhammaan ardayda daraasaarka sare ee Jaamacadda..

 

Dadaal dheer, shaqo badan oo cilmi baaris iyo imtixaano kala duwan iyo ducu waalid ka dib waan ku guuleystay dhamaan deeqa iyo fundka waxbara sho oo aan u tartamaay oo 3 aha. Ilaahey baa mah ad leh . Hassan, waa diplomaasi hore ka tirsana Wa saaradda arrimada dibedda, kana soo shaqeyey Erg ada Soomaaliya ee Qaramada Midoobey- New York- USA. Wuxuu sidoo kale macalin ka ahaa mid ka mid ah jaamacadaha Magaalada Muqdishu, Hassan wu xuu hadda kaaliye sare cilmi baare ka yahay Jaamac adda Winnipeg ee Canada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip