
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 4-TA JUN 2023-KA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleemo-saarka Madaxweynaha Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Max amuud ayaa ka qeyb galay munaasab adda caleemo-saarka Madaxweynaha dal ka Turkiga Rajab Dayib Or dogan oo dhaw aan dib loo doortay.
Madaxweynaha ayaa ugu hambalyeeyey Mad axweyne Rajab Dayib Ordogan, Xisbiga iyo isbahaysigiisa siyaa sad eed, guusha taariikhiga ah ee ay ka soo hoye en doorashooyinka dalkaas, waxa uuna soo bandhigay sida shacabka iyo dowladda Sooma aliyeed ay ugu faraxsan yihiin hannaanka iyo xasilloonidii ay ku soo idlaadeen doora shooyinka Turkigu.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku boga adiyay shacabka iyo dowladda Turk iga horu marka muuqda ee ay ku tallaab sadeen intii uu hoggaaminayey Madaxw eyne Ordogan, isaga oo u rajeeyay in ay sii amba-qaadaan qorsheya ashooda horu marineed ee heer Qaran iyo gar ab ista agga xasilloonida iyo horumarka dalalka walaalahood ah.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo daah furay imtixaanka Dugsiyada Dhaxe
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yu usuf Xuseen Jimcaale (Mad aale) ayaa si rasmi ah u daahfuray qaadista imtixa anaadka Dugsiyada dha xe ee gobolka Banaadir oo ay Dorraad u fariisteen 31,688-Arday oo ka kala socda 76-xarumood iyo 1,592 fasal oo dha maantood ka mid ah dugsiyada Gobolka Ba naadir.
Guddoomiye Madaale ayaa mid mid u xog wareestay qaar kamid ah ardayda Dorraad u fa dhiistay qaadista imtixaanadka Dugsiyada Dha xe isaga oo u rajeeyay in uu Alla SWT u fudude eyo imtixaanka isla markaana ay natiija wax ku’ ool ah ka keenaan.
Aggaasimaha guud ee Waxbarashada Gob olka Banaadir Dr Cabdifataax Barre ayaa faah faahiyay howlaha la xariira qaa dista Dugsiyada Dhaxe ee Gobolka Bana adir, isagoo sheegay in sanadkii 4aad uu gobolku qaadayo imtixaan ka oo ay Dorraad u fadhiisteen 31,688-arday oo isugu jira 17,751-Lab iyo 13,937-Dheddig kuw aas oo ka kala socday 76 xarumood iyo 1,592 fasal kuwaas oo dhamaantood katirsan Deg mooyinka Gobalka Banaadir.
Ra’iisul Wasaare Xamse ” Xukuumadda wax aa ka go’an in ka hortagto wararka been abu urka ah”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Ja m huur iyadda Federa alka Soomaal iya, Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Shir weynaha Aragti-wadaagga Xakameyn ta Faafinta Wararka Been abuurka ah iyo Saameynta Taban ee ay Bulshada ku Leeyi hiin. Shirkan oo socon doona muddo Labo ma almood ah, ayaa waxaa si weyn loogu falanq eyn doonaa Saamaynta wararka been-abuurka ay ku yeelan karaan nabadda, xasilloonida, sumcadda dalka, dha qanka wanaagsan iyo sida loo xakameyn karo. Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in faaf inta wararka aan sugn eyn ay khatar weyn ku yihiin amniga qaranka, nabadgely ada iyo wadajirka ummadda, gaar ahaan marka ay faafiyaan argagixisada iyo kuwa lamidka ah ay noqon karto hub wax burb uriya.
Xukuumadda DanQaran ayuu xusay Ra’iisul Wasaaruhu in ay qaadi doonto talla abooyin sharci ah oo lagula xisaabtamayo kooxaha lagu helo in ay si ula kac ah u faafiyaan wararka be en abuur ah, gaar ahaanna kuwa la xiriira amn iga qaranka iyo kala qeybinta bulshada.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa ku boor iyay bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyar ada in ay si xilkasnimo leh u isticmalaan baraha bulshada, ilaaliyaan anshaxa, halbeegyada sa xaafadda iyo hub inta macluumaadka ka hor in ta aysan daabicin, dowladduna aysan kaligeed ku guuleysan karin, haddii aan wadajir looga ho rtagin wararka been abuurka ah.
Shirweynahan oo ay soo qaban-qaab isay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiis ka, waxaa inta uu socdo la isku waydaarsan do onaa doodo cilmiyaysan oo ay ka qaybqaadan ayaan hawlwadeenno ka kala socda hay’adaha dowladda, warbaa hinta dalka, bulshada rayid ka ,culimada ah ah iyo khuburo caalami ah oo gacan siinaya.
Xujaaydii ugu horeysay ee Soomaali yeed oo Dorraad u ambabaxay dalka Sacuudiga
Waxaa Dorraad magaalooyinka Muqd isho iyo Hargeysa ka ambabaxay Xujaa ydii ugu horeysay ee Soomaali ah, si ay u soo gutaan
waajibaadka Xajka ee sanadka 1444 Hijriya.
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Xukuum adda Fedaraalka Soomaa liya Mukhtaar Rooboow Cali Mansuur ayaa she egay in Dorraad laba duulimaad oo sida Xujaay ah Soomaali ah u ambabaxeen dalka Sac uudi ga, kuwaas oo tiradooda gaareyso 587 Xaaji oo ka mid ah Xujaayda sanadkaan soo gudanaya waajibaadka Eebe.
"Dorraad waxa uu ilaahey inoo suurageliyay in duullimaadyadii ugu horree yay ee xujeyda Soomaaliyeed ah in ay saf raan, Labo magaalo ayay ka baxeen waa Muqdisho oo labo duullim aad ah & har geysa oo hal duullimaad ah, Muq disho wax aa ka ambabaxay 422 xaaji iyo Har geysa oo ay ka safreen 165 Xaaji, wadartooda waa 587 Xaaji” ayuu yiri Wasiir Diinta iyo Awqa afta Xukuumadda Fedaraalka Mukht aar Roo bow Cali.
Wasiir Rooboow ayaa ku amaanay madax da dowladda Fedaraalka iney door wana agsan ka qaateen sidii sanadkaan Xujaay da Soomaa liyeed u heli lahayeen adeegy ada ay u baahan yihiin oo dhameystiran.
Xujaayda Dorraad ka duushay ma gaalooy inka Muqdisho iyo Hargeysa ayaa bilaaw u ah kumaanaan Xujaay Soomaali ah oo sanadkan ka mid noqonaya Musli miinta gudaneysa waajibaadka Alle ee Xajka.
Dood adag oo ka dhalatay wee rar uu Macal imuu ku qaaday guddoom iye Abshirow
Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu ay aa Dorraad weeraray guddoonka golaha shacab ka, waxaana hadal uu golaha ka jeediyey ka dhalatay dood culus. Macalimuu ayaa yiri "Gud doomiye waxaa tiri waa in xildhibaanadu soo xaadiraan kulamada golaha, waa arrin fiican, laakiin waxaan rabnaa in guddoonkuna soo xa adiro oo maalmaha arri maha masiiriga ah laga hadlayo aan Abshirow kaliya naloo soo dirin, taasi baarlamaanka ayey liidnaan ku tah ay ee hala bedelo.”
Intaas kadib waxaa soo istaagay oo makar afoonka qabsaday xildhibaano u doodaya gu ddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha Absh irow, kuwaas oo raali gelin ka dalbaday Maca limuu.
"Xildhibaan Macalimuu waxaan ka rabnaa in uu raali gelin bixiyo, sababtoo ah Abshirow wu xuu ka mid yahay guddoonka golaha, hadii na bad laga rabo baarlam aanka hasoo istaago Macalimuu raali gelina ha bixiyo, hadii kale gud diga xeer hoosaadka tallaabo haka qaado xil dhibaan kaas,” ayuu yiri Xildhibaanka bilaabay dooda ka dhalatay hadalkii xildhibaan kaas.
"Walaalkey Macalimuu waa hafay ee hasoo istaago raali gelina ha bixiyo, Abshirow nin ka soo diro maaha ee waa guddoomiye la soo do ortay,” ayey tiri Xildhibaan kale.
Intaas kadib Xildhibaan Macalimuu ayaa ku soo laabtay masraxa, wuxuuna sheegay in ha dalkaas uusan gef kala jeedin ee maalintii dood adag ay jirto oo arrimo masiiri ah uu baarlam aanku ka hadlayo uu shir guddoon ka noqdo gu ddoomiye Abshirow.
"Haddii la dhibsaday hadalkaas oo gudd oomiyuhu uu raali gelin ku qancaayo hala iga raali noqdo” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Ibr aahim Macalimuu, waxaana halkaas ku joogsa tay doodii ka dhalatay hadalkiisa.
Xildhibaan Maareeye Oo Soo Jeediyay Sida Kaliya Ee Dowlada Uga Aarsan Karto Punt land
Xildhibaan Max’ed Cabdi Xayir (Mareeye) ay aa soo jeediyey in 2026-ka, xildhibaanada Punt land ku metela baarlamaanka Soomaaliya laga soo doorto magaalada Muqd isho oo sidiisa oo kale ay ku yimaadaan.
Maareeye ayaa Puntland ku eedeeyey inay Midnimada diidan tahay, loolana dhaq mo si la mid ah xaaladda Somaliland, lagula macaamilo.
Biya dhaca doodiisa ayui sal uga dhigau in ay qasab tahay in Puntland lagu qanciyo Heshi iskii madasha wadatashiga iyo mudo kororsiga siman, kaasoo todobaadkii hore lagu gaaray caasimadda.
"Haddii aad weydo sida fiican sida aanad ka fursan doonin-baa hore la yeelaa” Ayuu yiri Ma areeye.Si kastaba, Md.Maareeye oo horey xilal kale duwan uga soo qabtay dawladda faderaa lka Soomaaliya, haddana ah mudane golaha shac abka kana soo jeeda Somaliland ayaa fal celin kala duwan kala kulmay hadalkiisa.
Ajaanib Dorraad lagu maxkamadeeyey Muqdisho
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Dorra ad soo gabagabeysay dhageysiga dacw ad loo heysto rag ku eedeysan inay si sharci da rro ah uga kalluumeysanayeen xeebaha So omaaliya.
36 maxbuus oo aja anib ah ayaa Dorraad la hor geeyey maxka mad da, waxaana hal kaas la isku dhaafsa day soo jeedinta ee deymo ka yimid xafiiska xe er ilaalinta iyo difa aca qareenadii u doodayey eedey sanayaasha.
Ajaanibtaan ayaa u kala dhalatay dalalka Iiraan iyo Bakistaan, waxaana laga soo qabtay xeebta degmada Hobyo ee gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Galmudug.
"Waxay ku howlanaayeen xaalufin adag oo xeebaha dalka ay ka wadeen, shamaag dunida laga mamnuucay ayey ku guranay een kalluun ka xeebaha Soomaaliya, wax aana lagu soo qabtay in ka badan 30 tan oo kalluun ah,” ayaa lagu yiri eeda ka timid xeer ilaalinta.
Xeer ilaalintu waxay maxkamadda ka cod satay in raggaan lagu ciqaabo in mid kasta uu bixiyo $10 kun oo ganaax ah, isla markaana la la wareego kalluunkii ay soo jilaabteen iyo agab ka kale oo ay wataan.
Dhankooda qareenada u doodayey ay aa maxkamadda ka codsaday in la iska fas axo raggaan, maadaama ay yihiin ajaanib muddo badan ku jirtay gacanta dowladda Soomaaliya.
Dacwadaan oo muddo soo socotay, isla mar kaana loo fariistay seddax jeer ayaa dhageysig eeda waxaa Dorraad soo gaba gabeysay maxk amadda gobolka Banaadir.
Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Saa lax Dabaan ayaa ugu dambeyntii war baahinta u sheegay in maxkamaddu ay go ’aan rasmi ah ka soo saari doonto xukunka 36 nin ee ajaan ibta ah oo lagu soo qabtay kalluumeysi sharci darro ah oo xeebaha Soomaaliya ay ka wa deen.
Muxuu Dr. Baadiyow ka yiri heshiisnka doo rashooyinka ee Golaha Wadatashiga Qaran?
La-taliyaha madaxweynaha arrimaha dastu urka Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow ayaa twitter-kiisa soo dhigay in go’aankii siyaasadeed ee Golaha Wadatashiga Qar anka uu yahay wax mudan in laga doo do oo aragtiyada kala duwan la isway daars ado.
Golaha Wadatashiga Qar anka wixii laga rabay oo ah in ay ku heshiiyaan aragti siyaasadeed oo mida ysan ayey sameeyeen, si looga baxo barnaami jkaan Soomaaliya dib u dhigay ee 4.5 ah.
Waxa uu sheegay Dr. Cabdiraxmaan Baadi yow in Puntland laga rabo in ay ka dhiibato do odeeda, ayada oo marka ay soo jeediso tal ooyinkeeda lagala doodi doono maamulkaas, mana laga maarmo talooy inka Puntland.
Talooyinka Golaha Wadatashiga Qaranka waa lagu raaci karaa, waana lagu diidi karaa. Waxaan sax aheyn in lagu doodo in dastuurka la bedelay ama meel looga dhacay.
GWQ awood uma laha inay dastuurka bede lan, waxay soo jeediyeen waa aragti siyaasa deed. Sidaas darted, dhammaan waxgaradka, siyaasiyiita iyo bulshada rayidkawaxaa laga rabaa inay ku biiriyaan talooyinkooda talo-soo jeedinta GWQ.
Umalayn maayo in la isku khilaafayo doora sho 1Q1C iney dalka dhacdo. Qodobada deeg aan doorashada iyo laba xisbi waa in laga doo daa oo laga heshiiyaa. Waa laga badin karaa Xisbiyada, intaas laakiin muhiimada waa in la ga baxaa dib u dhaca qabyaalada doorashada dalka ka dhacaysay 20 sano ee ugu danbaysay oo meesha laga saaro qabiil hebel, intaas ayay dooranayaan.
Waxaa soo haray, nidaamka madaxtooya da iyo baarlamaaniga, waxaa lagama maarma an ah in la mideeyo nidaamkaas heer DG iyo dowladda federaalka ah: madaxtooyo ama ba arlamaani.
Dr. Baadiyow wuxxuu u arkaa in doodaha so cdaa ay yihiin kuwa caafimaad qaba oo loo baahanyahay. Wuxuu ku qoray twitterkiisa?
"Doodaha ka dhashay go’aannadii siyaasad eed ee GWQ, waxaan u arkaa in ay kobcisay wacyiga siyaasadeed dadkeenna, in laga do odo maxaa sax ah maxaa khalad ah iyo maxaa haboon, waa horumar xagga fikirka xilliyada ka la-guurka ah, waa caadi in la soo bandhigo fik irro kala duwan,” ayuu yiri la-taliyaha madaxwe ynaha Soomaaliya Dr. Baadiyow.
Qoraalkan oo uu soo dhigay bogiisa Twitter-ka ayaa waxaa aad u soo dhaweeyay shacab ka Soomaaliyeed.
Dr. Cabdiraxmaan Baadiyow oo ka mid ah aqoonyahada ugu firfircoon Soomaaliya ayaa sheegay in mashruuca 4.5 uu waqigiisii dham aaday.
Sidoo kale waxa uu sheegay in 4.5 waa lagu soo mooday muddo dhan 23 sano, laakiin wixii hadda dambeeya ay muhiim ta hay in loo gu dbo doorasho qof iyo cod ah.W/Q: Cabdixakim Cilmi Xasan
Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo Dorraad Ansixiyey Degmooyin dhowr ah
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudl aawe ayaa Shir-guddoomiyey Kulanka Golaha Wasi irada Hirshabeelle oo Dorraad ka qabsoomay magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shab eellaha Dhexe.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa Dorraad loo ga hadlay Arrimaha amniga, Wajiga lab aad ee Howlgalada lagula dagaalamayo Al -Shabaab oo dhowaan bilaaban doono, Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran iyo He shiiskii Siyaasade ed ee Magaalada Muqd isho lagu soo gaaray iyo Dakhli kordhinta horumarinta hanaanka ma aliyadeed ee Hirshabeelle.
Madaxweynaha ayaa Golaha Wasiirada uga warbixiyay Shirkii Golaha Wadatash iga Qaran ee uu Magaalada Muqdisho uga qeybgalay 24-27 bishii May, isagoo she egay in muhiimada u gu wayn ee shirkaas uu ahaa dardargalinta ho wlgalada lagu baa csanayo khawaarijta iyo ar rimaha doora shooyinka waxa uuna xusay in do od dheer ay ka yeesheen hanaanka doora shooyinka dalka ay ugu dambeyn isla qaatay in la mid eeyo doorashooyinka Dowladaha Xub naha ka ah Dowladda Federaalka oo u dhici doonta doorasho qof iyo cod ah.
Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Do wlad aha Hoose ayaa Golaha hor keentay Hindise Sharciyeed Degmooyin loogu aqo onsanayo Deegaano soo buuxiyay shur uudihii Degmo-nimo kuwaas oo kala ah, 1- Moqokori, 2- Mas aajid Cali Gaduud, 3- Raaga Ceelle, 4- Buu rweyn, 5- Buq-aqable, 6- Xawaadley Dood iyo falanqeyn dheer kadib, Golaha Wasiirada ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay degmooyinkaas.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur: "Anna goo dalka waxba u qabanin inaan Dorraad ka bill owno muddo kororsi waa wax lala yaabo
Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qa abilsan gurmadka abaaraha, Cabdiraxmaan Ca bdishakuur Warsame, ayaa ka hor yimid mo oshin muddo kordhin ah oo Dorraad barlama anka la horkeenay. Xildhibaan Cabdir axma an Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay moo shinkaan inuu wiiqayo dadaalada dib u xorayn ta dalka. Wuxuu sheegay in madaxweynaha So omaaliya ay naftiisa halis ku gashay diidmada muddo kororsiga dowladdii hore.
"Annaga ka barlamaan ah aan, waxaa masuuliyad naga sa aran yahay inaan ilaalino xa siloonida dalka. Waad ogtihiin Extension waxaan kasoo marnay. Halis waxaa ku gashay nafta madax weynaha xafiiska fadhiya. Ma waan la ogayn?, mise waa la hilmaamay. Nafteennaa halis ku ga shay in dalkan muddo kordhin laga same eyo.
"Annagoo dalka waxba u qabanin, inaan Dor raad ka billowno extension (Muddo korsi) ma xay keenaysaa? Dadku way nala yaabayaan. Fursadaan haysanaa saddex sano ah, aan ka shaqeyno dalkan sidii lagu gaarsiin lahaa doo rasho qof iyo cod ah." ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Xildhibaan Cabdishakuur ayaa kamid ahaa xildhibaano Dorraad ka hor yimid mooshin ku saabsan muddo kororsi oo ay barlamaanka horkeeneen xildhibaano.
Mooshinkan ayaa qeyb ka ahaa hesh iiskii qaab dhismeedka doorashooy inka Soomaaliya ee dhawaan lagu ansixiyay shirkii golaha wada tashiga qaran.
Xuska maalinta Qarannimada Dowladda Talyaaniga oo lagu qabtay Muqdisho
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre,ayaa Dorraad ka qayb galay munaasabad lagu xusa yay maalinta Qarannimada Dowladda Talyaan iga oo lagu qabtay Safaaradda ay ku leeyihiin Muqdisho. R/Wasaaraha ayaa uga mahad-celi yey Talyaaniga kaalinta ay ka qaad ana yaan dowlad dhiska Soomaaliya, isagoo sheeg ay in go’an tahay Dowladda Federaalka xooji nta xiri irka qotada dheer ee ka dhexeeya laba da dal.
"Waxaa farxad ii ah in Dorraad aan idin kala soo qayb galo xuska maalintaqarannimada Ta lyaaniga, si aan u muujino wanaaga xiriirka qot ada dheer ee u dhexeeya labada wadan, dal ke enna markii uu ka qarxay dagaalkii sokeeye ee dhibaatada badan sababay” ayuu yiri RW Xam se Barre.
Sidoo kale R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa intaas kusii daray " waxaan idin kaga ma had celinaynaa qaabkii gobanimada badneyd ee Shacab iyo Dowladba aad gacmo furan ku soo dhaweeyseen qaxootigii Soomaaliyeed ee dalkiina ku Qaxay”.
Xoghayaha gaarka ah ee C/raxmanCabdish akuur oo lagu Qarxiyey Muqdisho
Qarax miino lagu soo xiray gaari nooca raax ada ah ayaa Dorraad ka dhacay meel ku dhow saldhiga degmada Waaberi ee magaalada ca asimadda ah ee Muqdisho, waxaana laga hela yaa faah faahino qarax aas dhacay oo jugtiisa la maqlay.
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dejiska ayaa waxaa gaarigiisa loogu xiray Axmed Garaar C/hi oo ah Xoghayaha gaarka ah ee Erg eyga Madaxweynaha ee arrimaha gurmadka Abaara ha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur .
Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay kusoo warrameen in Xoghaye Axmed Garaar uu qara xa kasoo gaaray dhaawac, isla markaana wax aa durbadii loola cararay oo haatan xaaladdiisa caafimaad lagu dabiibayaa mid ka mid ah isbit aallada magaalada Muqdisho.
Ma jirto cid kale oo qaraxii ka dhacay Muqd isho waxyeelo kasoo gaartay, waxa ana ku dha awacmay oo kaliya Axmed Garaar, sidoo kal ena waxaa qeyb kamid ah uu burbur xoog leh gaaray gaariga sida lagu arkayay sawirro la ga soo qaaday gaariga qarxay.
Ergeyga Madaxweynaha ee arrimaga gur madka Abaaraha, xildhibaan C/raxmaan Cabdi shakuur Warsame ayaa weli ka hadal dhaaw aca soo gaaray Xogha yihiisa gaarka ahaa.
Dhawaan ayey aheyd markii qarxa ka dhac ay degmada Kaxda ee Gobolka Ban aadir lag ula beegsaday Askar ka tirsan Cii danka Boolis Milataaro, kuwaasi oo dhim asho iyo dhaawac ku noqday qara xaas.
kunciil Kadiye oo loo dilay wax ka yar hal dollar
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhac do dil ah oo Dorraad ka dhacday suu qa xoo laha Dayax ee ku yaalla deegaanka Gubadley ee duleedka Muqdisho, halkaas oo lagu dilay wiil lagu magacaabi jiray Mar xuum Kunciil Kad iye Guure.
Goobjoogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in marxuumka uu dilay askari ka tirs an ciidanka deegaanka, kaas oo lagu magaca abo Nuur Cabdullaahi Axmed, isla-markaana ku sugnaa suuqa oo lagu iibiyo xoolaha nool ee Muqdisho looga iib keeno gobollada dalka.
Askarigan ayaa la sheegay inuu mar xuumka u dilay wax ka yar nus dollar, taas oo uu ku sheegay inay tahay canshuur, ka di bna u rasaas ku fu ray taas oo sababtay geerida.
"Ninkan ari ayuu watay gaarigaas ayu una kala soo dagay ninka dilka geytay ay aa ku yiri canshuur iga isii, isna wuxuu ku yiri ariga aan xirto waan ku siinaayaa kadib dhagta ayaa ku xigsatay oo xabadda waaba ku dhuftay” ayuu yiri oday goobjoog u ahaa dilka dhacay.
Eedeysanaha oo goobta dilka ah ka bax sa day ayaa waxaa gacanta ku soo dhigay ciida mo ka tirsan kuwa deegaanka, kadib howlgal ay ka sameeyeen halkaasi.
Guddoomiyaha maamulka deegaanka Guba dley, Cabdullaahi Nuur Kaalibey oo la hadlay Telefishinka Universal ayaa dhanki isa ka hadlay dhacdadaan, wuxuuna xaqii jiyay inay gacanta ku hayaan eedeysan aha, isla-marka ana la horgeyn doono cada aladda.
"Alle ayaa mahad iska leh oo nuu suur ageli yay gacan ku dhiiglihii Dorraad dhibka ka geys tay suuqa Dayax ku dilay muw aadin Soomaal iyeed una dilay kis yar oo la cag ah oo hal dol lar iyo wax lamid ahna u dilay.” ayuu yiri gudd oomiyaha maamulka deegaanka Gubadley.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray inuu isku dayay eedeysanaha inuu baxsado, bal se ay ka soo qabteen agagaarka deegaan ka Ceel Cir fiid ee gobolka Shabeelaha Dhexe.
Dilkan ayaa qayb ka noqonayo dilal ay inta badan ciidamada dolwadda u geysta an rayid ka, walow maalmihii u dambeeyay ay aad u yar aadeen kadib tallaabooyin ay qaaday dowl adda.
Qaar ka mid ah goobaha Waxbarashada Baledweyne oo dib u furmay
Waxaa Dorraad oo Sabti ah si rasmi ah dib u gu furmay qaar ka mid ah goobaha Waxabara shada Baledweyne oo dhowrkii todobaad ee lasoo dhaafay u xirna Fat ahaada wabiga Shabeelle uu ka sa meeyay gudaha iyo daafaha Baledwey ne.
Iyadoo ay jirto in iskuulada qaar Dor raad dib loo furay ayaa hadana waxaa jira qaar kale oo ka mid ah iskuulada oo wali ay dhex fadhiyaan biyaha wabiga Shabeelle, kuwaas oo aanan wali suurtagal aheyn in dib loo furo. Waxaa sidoo kale xusid mudan in wali aysan gudaha magaalada Baledweyne si guud uga bixin biyahii kusoo baxay oo ay ku dhex go 'doomeen xaafadaha qaar meelaha gododka ah, islamarkaana ay jiraan arday badan oo qo ysaskooda u qaxeen deegaano iyo degmooyin kala duwan oo ka fog Baledweyne oo aan wali dib usoo laaban.
Mid ka mid ah maamulayaasha iskuulada Baledweyne oo VOA la hadlay ayaa sheegay in ardayda dib usoo laabatay ee iskuulka Hiiraan Intigarite ay gaarayaan boqolkiiba 30 taasoo ah tiro aad u yar, hayeeshee muhiimada ay tahay in howlaha waxbarashda halkoda laga sii wado
Ardayda ku nool Baledweyne ayaa sanadka an wali u fariisan Imtixaanka Shahaadiga ay qaado dowladda Soomaaliya, kaasoo dib loogu dhigay sababo la xariira fatahaada ku dhufatay Baledweyne iyo deegaanada hoostaga.
Guddiga doorashada Puntland oo shaac iy ay liiska xildhibaanada kusoo baxay doorashada dowladaha hoose
Guddiga doorashooyinka Puntland Dorraad oo sabti ah shaaciyay tirada iyo magacyada xildhibaanada urur kaste ugasoo baxay doora shooyinkii dhawaan dhacay.
Natiijada la shaciyey ayaa muujineysa inay codeeyeen dad gaaraya kaliya 177,445 kun oo qof marka loo eego 385,000 qof la sheegey in ey is-diwaan galiyeen.
Sida ka muuqatay liiska uu guddigu soo bandhigay, ururada Kaah, Mideeye iyo Sincad, ayaa noqday saddex urur ee ugu codadka ba dan ama ugu kuraasta badan.
774 kursi oo lagu tartamayay 30 degmo, 286 kursi waxaaa helay ururka Kaah, 211 kursi waxaa helay Mideeye, 133 kursi waxaa helay Sincad, 78 kursi waxaa helay Ifiye, 57 kursi waxaa helay Mustaqbal, 7 kursi waxaa helay shaqaalaha, halka 2 kursi uu helay Runcad.
Maraykanka oo sheegay inuu saddex katirs an Alshabaab ku dilay duqayn ka dhacday Jubadda hoose
Duqayn cirka ah oo uu fuliyay taliska ciida mada Maraykanka ee Afrika ee loo yaqaano (Africom), ayaa lagu dilay saddex ka mid ah Al-Shabaab, sida ay sheegeen milatariga Maray kanka.
Africom waxay sheegtay in duqayntan ay ka dacday halka loo yaqaano Waynta oo qiyaastii 60-km Koonfur-galbeed kaga beegan magaa lada Kismaayo.
"Tallaabooyinka ciidanku waa qeyb ka mid ah dadaallada ay dowladda Federaal ka Soom aaliya ku dooneyso in ay si guud wax uga qab ato caqabadaha dhanka amm aanka ah,” ayuu yiri taliska Africom.
Africom ayaa intaas ku dartay in aysan jirin dad rayid ah oo la dhaawacay ama la dilay duq ayntan.
Duqeyntan ayaa ku soo aaday iyadoo ay sii kordhayaan weerarada Al-Shabaab ee ka dhan ka ah ciidamada Dowladda iyo ATMIS.
Duqeymaha ayaa inta badan lagu bartil maa meedsadaa saraakiisha Al-Shabaab ee ku sug an deegaano ka tirsan Koonfurta iyo Bartama ha Soomaaliya, halkaas oo weli ay Shabaabku ku xoogan yihiin gobolada qaar.
WARARKII UGU DANBEEYAY SHIL BOQO LAAL QOF KU HOOBTEEN OO KA DHACAY HINDIYA
Ugu yaraan 233 qof ayaa ku dhintay 900 oo kalena way ku dhaawacmeen kadib markii laba tareen oo rakaab ah ay isku dhaceen gobolka Odisha ee dalka Hindiya, sida uu sheegay sar kaal ka tirsan dawla dda Sabtidii, taasoo ka dhi gaysa shilkan tareen kii ugu dhimashada ba dnaa muddo toban sano ka badan.
Tirada dadka ku dhintay shilkii Jimcihii ayaa la filayaa inay sii korodho, sida uu Twitterka ku sheegay xoghayaha guud ee gobolka Pradeep Jena.
Wuxuu intaas ku daray in goobta shilku ka dhacay lasoo gaarsiiyey in ka badan 200 oo am balaas ah oo ka tirsan degmada Balasoore ee Odisha, waxaana la diyaa riyey 100 kale oo dhakhaatiir ah, kuwaas oo kor u dhaafaya 80 ka mid ah kuwa hore u joogay.
Subaxnimadii hore ee Sabtida, muuqa alka ay soo daabacday wakaaladda warar ka ee Re uters ayaa muujinayay saraakiil booliis ah oo meydad ku daboolaya maryo cadcad.
Boqollaal dhallinyaro ah ayaa safaf dhaa dheer u galay bannaanka isbitaalka dowladda ee Odisha Soro si ay ugu deeq aan dhiig.
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay masaaj id laga dumiyey deegaanka Oromada ee ma gaalada Addis Ababa
Wararka ka imaanaya magaalada Addis Ab aba ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in rab shado ka dhacay agagaarka Masaajidka Anwar ay ku dhinteen ugu yaraan saddex qof tiro kalena ay ku dha awacmeen, ka ddib markii ay isku dhac een dad Muslimiin ahaa oo ka banaanbaxayay Masaajidadii laga dumiyay degaanka Oromiya, iyo Ciidamada amniga ee magaalada Addis Ababa.
Dhacdadan oo dhacday salaaddii Jimcaha ka dib ee maalinimadii Dorraad ayaa waxaa si doo kale ku burburay meherado ay lahaayeen dad Muslimiin ah oo ka ag dhawaa Masaajidka An war, dad goob joogayaal ah oo ka ag dha waa Masaajidkan oo Warbaahinta la hadlay ay aa sheegay inay maqlayeen rasaasta oo ka dhacaysa agagaarka masjidka, iyo Ciidamada Booliska oo gacanta ula tagaya dadkii banaan baxa samaynayay, halkaas oo markii dambe ay Ciidamadu rasaas adeegsadeen.
Dowladda oo dhinaceeda ka hadashay arr intan ayaa fiidnimadii Habeen hore waxay she egtay in rabshadahan ay sidoo kale dhaawacyo kasoo gaareen dhinaca Booliska, iyadoo ra bshadahana ku tilDorraady mid ay dhinaca ka riixayaan dad dano gaar ah leh oo ku gabanaya arrimaha diinta, kuwaas oo doonaya inay khal khal diineed ka abuuraan dalka Itoobiya.
Billowgii toddobaadkii aynu soo dhaafnay ay aa magaalo lagu magacaabo Shager oo ku taa lla gobolka Oromiya waxaa la dumiyay Masaa jido dhawr ah, kuwaas oo dowladdu aysan faah faahin dheeri ah ka bixin sababta loo dumiyay, isla markaana aysan dowladdu wax raalli galin ah iyo magdhaw midna ka bixin masaajiddan la dumiyay.
Muslimiinta ku dhaqan dalka Itoobiya ayaa si yaabo kala duwan uga falceliyay arrimahan ku saabsan masaajidda, inkastoo ay ka gaabisay dowladdu inay muslimiinta Itoobiya ka qanciso arrimahan ku saabsan masaajidda, haddana shacabka Muslimiinta ayaa marwalba ku baaq aya inay sii wadayaan falcelintooda ilaa jawaab waafi ah ka helayaan dhinaca dowladda Itoo biya.
Madax ka kala socota 78 Dal oo Dorraad ka qaybgaleysa Caleema-saarka Mada xweyna ha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in calee ma-saarka Madaxweyne Recep Tayyip Er dogan oo Dorraad ka dhaceysa Cankaya Pal aca ay ka qaybgalayaan madax ka kala socota 78 Waddan oo dhammaantood xiriir wanaag san kala dhaxeeya Dalkaas.
Madaxdaan ayaa isugu jirto 21 Madaxw eyne yaal iyo mas’uuliyiin miisaank ooda uu la eg ya hay heer Madaxtooyo, halka 13 Ra’iisul Wasa are iyo xubno heerkoodu ku dhaw yahay ay jo ogaan Dalka Turkiga si ay caleema-saarka qa yb uga noqdaan.
Madaxtooyada Turkiga ayaa sheegtay in dhammaan ka qaybgalayaasha mada xda ah ee caleema-saarka Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ay yihiin dalalka xu bnaha ka ah Urur ka Iskaashiga Islaamka OIC, Isbaheysiga NA TO & ururro kale.
Waxaa la diyaariyay jadwalka iyo hab maa muuska madaxda khudbadaha dhiir ragelinta ah ka jeedin doonta caleema-saar ka Madaxw eynaha Turkiga Erdogan oo qaadanaya muddo xileedkiisii ugu dambe eyay ee dastuuriga ah. Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa mid mid ula kulmi doonna Dorraad Madaxda cale ema-saarkiisa u tagtay Turkiga si mahadcelin iyo bogaadin kaddib ay isaga xog-wareystaan xoojinta cilaaqaadka ay wadaagaan.
Erdogan ayaa doorashada wareegga labaad loo baahday in lagu kala baxo cod dheerida (waa in ka badan 50% ka helay 52.18% halka musharraxa dhanka muca aradka ka socday ee Kemal Kilicdaroglu uu helay 47.82% sidaasna looga adkaaday hoggaamiyaan.
Doontii ay wada raaceen basaasiinta kala dalka ahaa ee hadal haynta dhalisay
.XIGASHADA AWIRKA,SHUTTERSTOCK
Sheekada doon ku degtay harada Maggiore 28 May ayaa abuurtay hadalhayn badan kad diib markii ay gashay xaalad basaasnimo ah.
Afar qof ayaa si naxdin leh ugu qarqoomay ha rada quruxda badan ee caanka ah ee koonfurta Switzerland Alps.
Mid ka mid ah wuxuu ahaa wakiil hore oo ka tirsan hay'adda sirdoonka Israa'iil ee Mossad, laba waxay ahaayeen saraakiisha sirdoonka Talyaaniga iyo dhibbanaha afraad oo ahayd haweeney Ruush ah.
Waxa ay ka mid ahaayeen 23 qof oo la soc day doontan yar oo ka tallaabaysay haradaas.
Shaki kuma jiro in ay tahay dhacdo naxdin leh oo soo gaadhay dadkii ka badbaaday iyo qoysaskii ku waayey dadkii ay jeclaayeen, laakiin xaqiiqooyin badan oo kiiskan ku saa bsan ayaa keenay hadalhayni ka dhalato waxa dhabta ah ee dhacay.
Harada Maggiore iyo xeebteeda waxay u kala qaybsan tahay laba dal, waa gobollada Tal yaaniga ee Lombardy iyo Piedmont, iyo gob olka Swiss-ka ah ee Ticino.
Dhowr shirkadood oo ka shaqeeya tignool ajiyada awoodna u leh isticmaalka militariga iyo rayidka labadaba ayaa ku yaal Lombardy - Switzerland-na waxaa loo arkaa waddan ay sii maraan xubno badan oo sirdoon ah..
Inkastoo wararka qaar ay sheegayaan in doo nnidu ay ku jirtay safar baashaal ah oo aanay waxba Shalaysan, haddana dhowr wargeys oo waaweyn oo Talyaani ah ayaa ku warramaya in uu ahaa kulan shaqo oo qarsoodi ah oo dhex maray wakiillada sirdoon ee Talyaaniga iyo Israa'iil.
Waxaana shilkii doontaasi dhaliyey muran badan, xeer ilaaliyaha guud Carlo Nocerino oo loo xilsaaray inuu ogaado waxa dhacay.
Waxa uu sheegay in 13 ka mid ah dadka doontaasi la socday ay ahaayeen sirdoon Taly aani ah halka 8 kalena ay ahaayeen sirdoon Israa’iili ah. Kaliya kabtanka, Claudio Carminati, iyo xaaskiisa Ruushka ah ayaan ku taxall uqayn wax sirdoonnimo ah
AWIRKA, SHUTTERSTOCK
"Soddon ilbiriqsi gudahood, ayaannu garan we ynay wax na haleelay," ayuu yidhi Mr Carminati oo qeexayey dhacdada, sida uu u sheegay war geyska Talyaaniga ee il Corriere della Sera. Doonta ayaa isla markiiba gadoontay, waxaana ay ku daateen biyaha.
Mr Carminati oo ahaa darawalkii doontaas ayaa u sheegay baadhayaasha in aysan jirin ci milo xun oo la saadaalinayey, balse aanay gar anayan halka wax ka haleeleen. Waxaana ha dda baadhayaasha khaaska ee Talyaanigu ku daba jiraan waxa keenay in doon taasi gaddoonto. Xaaskiisa, Anna Bozhkova, waxay ahayd 50 jir Ruush ah oo haysata sharciga deg enaan shaha ee Talyaaniga.
Dhibanayaasha kale waxay kala ahaayeen Ti ziana Barnobi, 53, iyo Claudio Alonzi, 62 – lab aduba waxay ka tirsanaayeen waaxda sirdo onka ee Talyaaniga.
Nin Israa’iili ah oo 50 jir ah Simoni Erez ayaa isna ka mid ahaa dadka dhintay.
Wuxuu ahaa basaas Mossad ah oo se had da shaqada ka fadhiistay. Magaciisa ayaa lagu daabacay warbaahinta Talyaaniga, xitaa iyadoo warbaahinta Israa'iil ay sii waday inay ka gaab sato tebinta xogtiisa gaarka ah.
Dadkii kale ee la socday doonta ayaa ay u suurtagashay in ay xeebta u soo dabaashaan, halka qaarkood ay biyaha ka soo jiideen mara akiib kale oo loo soo diray si ay u caawiyaan.
Sababta dhammaan dhimashada ayaa ah in baddu liqday, inkasta oo wakaaladaha wararka ee Talyaanigu ay sheegayaan in aan wax baari taanno ah lagu samayn waxa dhabta ee dilay ee nimankaas.
Baxsadka intii badbaadday
Dhacdada kale ee hadalhaynta abuurtay sida oo kalena qarsoodiga ah ayaa ah sida ay shee gtay warbaahinta Talyaanigu, in dadkii ka bad baaday masiibadaas ay markiiba ka yaaceen meelihii ay goobihii ay degganayaan.
Jaraa’iddada Talyaaniga ayaa ku warrama ya in dadkii badbaaday ay si degdeg ah alaabto oda ugala soo baxeen qolalka hoteelkii ay deg ganayaan, halka sida oo kale intoodii cisbitaal ka la dhigayna ay iska tageen goobtii lagu daw eynayey.
Ma jiraan wax waraaqo ah oo ku saabsan dadka la daweeyey iyo cidda ay ahaayeen oo ay diwaangeliyeen cisbitaalladii, taas oo Iyana shaki hor leh sii abuurtay.
Sheekada doonta ayaa ah mid aan la hubin xogteeda saxda ah iyada oo warbaahinta Talya aniguna soo saarayaan warar kala duwan.
BBC-da oo la xidhiidhay booliska wada baadhitaanka kiiskan, waxa ay u sheegeen in natiijadu aanay illaa iyo hadda caddayn, isla markaana ay hadda ku mashquulsan yihiin og aanshaha cimilladii ridday doontaas.XIGASHO:BBC
DIGNIIN KU SOCOTA RAGGA: KHATARTA AY LEEDA HAY IN ADIGOO DA’AH AAD CARRUUR DHASHO
Ragga ku dhala dada weyn Jilaaga Al Pa cino, ayaa waxa uu ilmo dhalayaa isagoo da ’diisu ay tahay siddeetan sano. Muxuu cilmiga saynisku ka qabaa raadka ay aabbanimada da'da weyn ku leedahay bacriminta, halista uur ka soo food saari karta & khatarta cudurrada?
Aabbayaasha, ayaa waxay u muuqdaan inay da’doodu oo weyn ilmo dhalayaan. Mararka qaarkoodna, da’doodu wayba sii weynaataa.
Toddobaadkan, wakiillada jilaaga Al Pacino, oo 83 jir ah, ayaa xaqiijiyey inay ilmo ay u dhali doonto saaxiibtiis oo 29 jir ah, lana yiraa hdo Noor Alfallah. Wuxuu qeyb ka no qon doonaa kooxda xilliga aabbanimada ka daahday, sida xiddiggii ay wada shaqaynayeen ee Robert De Niro, kaa soo bishii hore xaqiijiyay inuu dhalay canuggiisii toddobaad, isaga oo 79 jir ah.
Lammaanahan ayaa hubaal ah inaysan aha yn lammaanayaasha kaliya ee uu ilmo u dhala nayo iyagoo da’ weyn, dhowr jilaa oo kale oo rag ah, fannaaniin, iyo xitaa madaxweynayaal Mareykan ah, ayaa carruur dhalay xilli ay da’ doodu aad u weynaatay.
Celcelis ahaan da'da aabbayaasha cusub guud ahaan waa ay isa soo taraysay sanadihii lasoo dhaafay. Intii u dhaxaysay 1972-dii illaa iyo 2015-tii, ayaa waxay korodhay 3.5 sano: celceliska aabbaha Maraykanka waa 30.9 jir, 9% aabbayaasha ayaa waxay ahaayeen ugu yaraan 40 sano marka ilmahoodu dhashaan.
Aabbihii abid ugu da'da weynaa, ugu yaraan marka la eego buugga lagu diiwaan galiyo wax yaabaha ugu cajiibsan dunida ee Guinness Wo rld Records, wuxuu ahaa 92 sano jir - in kasta oo sheegashooyinka aan rasmiga ahayn ee xi taa ragga da'da ah, ay mararka qaarkood soo baxaan.
Si kastaba ha ahaatee, noqoshada aabbe da’diisu weyn tahay waxay leedahay khatarro.
Bishii Disembar ee sanadkii 2022-kii, cilmi-baarayaal ka socda Jaamacadda Utah iyo ma chadyo kale, ayaa daabacay qiimeyn dhammay stiran oo ku saabsan "da'da aabbanimada ee ugu weyn" iyo saameynta ay ku leedahay bac riminta, dhibaatooyinka uurka iyo caafimaadka carruurnimada.
Inkastoo qaar badan oo ka mid ah cilmi-baa ristu ay u badan tahay inaysan ku jirin rag ba dan oo da'da Pacino oo kale ah, sababtoo ah si da aan caadi ahayn, caddayntu waxay soo jee dinaysaa in shahwada ragga ku jira da’da afa rtanaad iyo kontonaad ay horeba uga hoosee yaan tayada mugga, tirada, dhaqdhaqaaqa iyo isbeddellada.
Isbeddelladani ayaa waxay ka dhigan yihiin in da'da aabbaha ee hore "ay si xooggan ugu xi ran tahay khatarta sare ee madhalaysnimada oo kaliya, laakiin sidoo kale halaabista uurka, ka dib haweeneyda ay si dabiici ah u qaaddo uurka", cilmi-baarayaashu, ayaa sidaasi qoray. Daraasado dhowr ah, ayaa tilmaamaya, in aab baha da’da weyn uu haweeneyda khatra u gel in karo dhicinta uurka.
Shahwada ragga
Markaa waxaa jirta halista cudur iman kara, marka ilmuhu dhasho. Waxaa la ogaa tan iyo sanadkii 1950-yadii in aabbayaasha da'da weyn ay u badan tahay inay dhalaan carruur qa ba xanuun ka dhashay hidde-sideyaasha. Laak iin tan iyo waagaas, waxaa soo baxay isku xirnaanta xaalado kale oo kala duwan.
"Waxay si aad ah u caddaatay in da'da aab baha ee weyn, sida da'da hooyadu oo kale, ay la xiriirto ... saameynaha caafimaad ee liita ee faraca," cilmi-baarayaasha Utah, ayaa sidaasi qoray.
Cilmi-baarayaal ka tirsan Jaamacadda Sta nford, tusaale ahaan, ayaa waxay ogaadeen in aabaha da’diisu weyn tahay uu ku xiran yahay khatarta sii kordheysa ee miisaanka dhalmada hooseeya, iyo qalal ku yimaada dhallaanka cus ub. Da'da aabbanimada ee weyn, ayaa waxay sidoo kale la xiriirtaa heerarka kororka kansar ka carruurnimada ee kala duwan, iyo sidoo kale cilladaha wadnaha ee lagu dhasho.
Waxaa habboon in la xasuusto, si kastaba ha ahaatee, in sida cilmi-baarisyo badan ay jira an oo baaraya xiriirka ka dhexeeya caafima adka iyo sababaha suurtagalka ah, hababka aan caddayn. Waxaa jiri kara arrimo kale oo ca kiran oo door ka ciyaaraya dhibaatooyinkan, si da qaab nololeedka waalidiinta iyo wasakhow ga deegaanka.
Weli, cilmi-baarayaashu, ayaa waxaanay og aannin in ragga marka ay da’ weyn gaaraan, ay keeni karayaan isbeddellada iyo dhaawaca DNA ee unugyada sameeya shahwada oo u gudbi kara jiilasha danbe.
Daraasadaha kuwan oo kale ah, ayaa hor seedaya isbeddel ku yimaada habka ay dha khaatiirta iyo saynisya hannadu uga fikiraan ba criminta guud ahaan. Waxaa jiray, taariikh u janjeerta in diiradda la saaro haweeneyda iyo da deeda marka lammaanuhu ay dhibaato kala kulmaan uurka.
Runtii, inta badan cilmi-baaristu, ayaa wax ay diiradda saartay bacriminta dumarka. Laak iin hadda way caddaatay in taranka ragga laga yaabo inuu si tartiib tartiib ah hoos ugu dhaco, nolosha dambana marka loo eego dumarka, da'da aabbaha ayaa weli muhiim ah.
Hadda, kiisaska Pacino iyo De Niro - iyo ragga kale ee toddobaatameeyada, siddeeta meeyada iyo sagaashameeyada ku dhalaya – ayaa ah kuwo naadir ah.
Laakiin guud ahaan, aabbanimadu haatan maahan arrin ay si ciyaar ciyaar ah ku gali kar ayaan dhallinyarada. Tan iyo 1970-meeyadii, tirada aabayaasha Mareykanka ee da'doodu ka yar tahay 30 sano, ayaa waxay hoos u dhacday 27%, halka tirada aabbayaasha da'doodu tahay 45-49 sano ay kordheen ilaa 52%.
Haddii isbeddellada hadda socda ay sii so cdaan, daawada - oo aan lagu xusin dabeecad aha bulshada - shaki kuma jiro inay la qabsan doonto waxyaabaha jira. XIGASHO:BBC
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 4-TA JUN 2023-KA
.