
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 3-DA JUUN 2023-KA
Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhaweeyay Aqbalaada Warbixinta Codsiga Soomaa liya Ee Kamid Noqoshada EAC
Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sheekh Max amuud ayaa soo dhaweeyey aqbaaladda codsiga rasmiga ah ee dowladda Soomaaliya ay ku doo neysay ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bar iga Afrika (EAC), taas oo ay qalinka ku duugeen Madaxda dalalka ku mide ysan dalladan.
Madaxweynaha ayaa oo ugu hambaly eeyey shac abka iyo dowladda Soom aaliye ed ansixinta codsig ooda ku aaddanaa ku bi iridda EAC ayaa ku tilmaamay arrinkan tal laabo wanaagsan oo ka tarjumeysa hor u socodka do wladn imada Soomaaliyeed iyo mira-dhalka qor sheyaasha qaran ee ku aaddan soo celinta do orka dalkeennu uu ku lahaa gobo lka iyo guud ahaan qaara dda Afrika.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo dul ista agay faa’iidooyinka dhaqan-dhaqaale, amni iyo siyaasadeed ee dalkeennu uu ka dhaxlayo ka mid noqoshada Dallada Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa shee gay in haataan ay dowladdu bilowday wa da-xaajoodyada danwadaagga labada dhin ac iyo qeybaha la iska kaashanayo, si uu isugu dhee lli-tirnaado wax-wadaqab sigu.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyay Madaxda dalalka Dallada Bul shada Bariga Afrika iyo gudd iyada farsamo ee ka shaqeyna ka mid no qosahda Soomaaliya ee dal ladan, fursa dda ay u siiyeen shacabka iyo dowl adda Soomaaliyeed in ay la midoobaan walaal ahooda dalalka ku bahoobay dalladan.
R/Wasaare Xamsa ku baaqay in la darda rga liyo howlaha ku aadan la dagaalanka khawaarijta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaal ka Somaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ku baaqay in la dardargaliyo howla ha ku aadan la dagaalanka kooxaha khawaarijta ee weli ku su gan deegaanno kamid ah dal ka. R/wasaaraha ayaa xusay in amnigu uu ya hay ajeende qa ran oo u baahan in dow ladda iyo shacabku ay iska kaashadaan ciribtirka iyo ka hortagga kooxaha khawaa rijta.
Md.Xamsa,waxa uu ka dhawaa jiyay Xuku umaddu ay bilaabi doonto waj iga labaad ee dib u xoreynta goobaha Khawaariijtu kaga sugan yihiin gudaha dalka Soomaaliya.
R/Wasaaraha XFS Md.Xamsa Cabdi Barre ,wa xa uu faray golaha wasiirada in ay la yimaadaan qorshe cad,isla markaana wasiiraddu ay hoggga an u noqdaan oo ay tagaan furimaha dagaalka.
Soomaaliya oo la wareegtay guddoomiy aha Kormeerka joogtada ee Midowga Afrika ee Qaramada Midoobay
Soomaaliya ayaa la wareegtay guddoomiyaha meertada ah ee Xafiiska Ko r-joogtada Ergada Midowga Afrika ee Qara mada Midoo bay. Danjiraha u fadhiya So omaaliya Qaram ada Mid oobay, Amb. Abuukar Baalle oo xilkan qabanaya, ayaa xarunta Qaramada Midoobay ka jeedin doo na hadalka korjoo gtada ee ergada dalalka Midowga Afrika.
Xafiiskan ayaa shaqadiisa ka mid tahay inuu si guud uga shaqeeyo aragtida iyo danaha ergada waddamada Midowga Afrika ee QM.
Shaqada uu qabto Ergada Joogtada ah ee Midowga Afrika ee Q/Midoobay ayaa ah isku du bbaridka xidhi idhada heer safiirnimo ee Ergada Joogtada ah ee Afrika ee Q/Midoobay. Wuxuu si doo kale Midowga Afrika ku metelaa Q/Midoobay iyo sidoo kale horumarinta iyo joogteynta xidhiidh wax ku ool ah oo u dhexeeya AU.
Ambassador Baale ayaa xilka kala wareegaya Amb. Fatima Kyari Mohammed oo ahayd korjoog tada joogtada ah Midowga Afrika ee Qaramada Midoobay.
DFS oo sheegtay inay billaabi doonto diiwaan gelinta Dhaqatiirta & Isbitaallada kuyaalla dalka
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xuku um adda Federaalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Cali Xaaji Aadam ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaad ka ay billaabeyso dhawaan diiwaan gelinta iyo Shati siinta Isbitaallada iyo Dhaqaatiirta ka howl gasha dalka.
Wuxuu sheegay in looga baahan yahay inay kala Shaqeeyaan Arrintaas Guddiga labada gole ee Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed si ay Bul shadu u helaan Dhaqaatiir iyo Isbit aallo tayo leh oo si wanaagsan ugu adeega.
Wasiirka Caafimaadka XFS wux uu hadalkiisa uu intaasi kudaray in ay ka Shaqeeynayaan sidii loo hubib lahaa in dhaqaatiirta ka Shaqeeysa ay yihiin kuwii ku habo onaa oo fursad u heysta inay dadka daaweeyaan.
Hadalkan kasoo yeeray Wasiirka ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan wasiirka uu sheegay inay jir aan kuwo kuwo ku Shaqeysta inay yihiin dhaqa atiirta.
Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay muhii mada ku biirista Urur goboleedka iskaashiga dhaqaalaha Bariga Afrika
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS Md. Daa'uud Aweys Jaamac ayaa sharaxaad dheer aad ah ka bixiyay ku biirista dowladda Sooma aliya Urur goboleedka iskaashiga dhaqaal aha Bariga Afrika ee (EAC).
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa she egay in madaxda dowladaha xubnaha ka ah Uru rka in kulankoodii 21-aad oo ka dhacay Caasi madda dalka Burundi ee Bujumbura in si rasmi ah ay u ansixiyeen codsiga dowladda Soomaaliya ee ku biirista Urur goboleedka iskaashiga dhaqaala ha Bariga Afrika.
"Sida aad la wada socotaan tan iyo markii san nad ka hor la doortay Madaxw eyne Dr. Xasan Sh , wax aa muhiimad uu siiyay xoojinta xiriirka gob olka iyo kan caalamiga ah. Bishii July Madax weynaha waxaa uu si xubin sha rafeed ahaan uga qeybgaley Shir Madaxeedkii EAC ee lagu qabtey magaalada Arusha ee dalka Tan zania, Waxaana wax lagu faano ah in wax sannad ka yar ay Soomaaliya kasbatey kalsoonida waddama da xubnaha ka ah ururka oo isla qaatey in Soomaaliya ay xubin buuxda ka noq oto Urur Gobole edka Iskaashiga Dhaqaalaha Bar iga Afr ika" ayuu yiri Wasiir Daa'uud Aweys.
Wuxuu sidoo kale tilmaamay wasiirka Warfaafi nta dowladda Soomaaliya in ku biirista Ururkan ee Soomaaliya ay keeni doonto faa'idooyin badan oo ay ka mid ta hay diblomaasiyadda, is dhexgalka bulshada, isku socodka, ganacsiga iyo dha qaal aha, waxbarashada iyo iskaashi dhan walba leh.
Urur goboleedka iskaashiga dhaqa ala ha Bar iga Afrika oo ay ku bahoodeen ilaa 8 wadan ayaa Ganacsatada Sooma aliyeed fursad u siin doona inay ka how lgalaan dhamaan 8-da dal ee ururku ka kooban yahay.
Golaha Shacabka Oo Beri La Horgey nayo Mu do Kororsiga Madaxweynaha Iyo BFS
Mudanayaasha golaha shacabka baarl am aanka Soomaaliya ayaa beri la isugu yeeray kul an xasaasi ah, kaasoo ka dha caya xaruntooda Villa Hargeysa.
Sida xogaha la helayo ay tilmaamayaan, Gola ha Shacabka ayaa berito loo qeybin doonaa, loo na akhrinayaa Mooshinka wax ka badalka mudo xileedka Madaxweynaha iyo golaha baarla maanka.
Sida ku cad heshiiskii golaha wadat ashiga qar an mudo kororsigan waxaa laga dhigi doonaa 5 sano, taas oo ka dhigan aanaysa mudo kororsi go or hore la same ynayo.
Si kastaba, Madaxweyne Xassan She ekh ay aa horey mudo kororsiga ugu tilmaa may XAA RAN, aan ka suuragaleyn Soom aaliya, balse san nad uun xil-heynta Madax weynaha ayaa ku dhaq aaqay, taasoo siyaasiyiin saameyn leh ay kasoo horj eesteen.
Cumar C/rashiid oo kashifay qorshe cul us oo ay damacsan yihiin madaxda DF
R/Wasaarihii hore ee dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo ka had lay heshiiskii golaha wadatashiga qaranka ayaa ka digay muddo koro rsi dambe oo ku lamaansan kan hadda lagu he shiiyey.
"Muddo kororsiga ay hadda madaxdu ku he shiisay wuxuu sii dhali doo naa muddo kororsi kale, mad axdu waxay ka tilaab sadeen dastuurkii dalka,” ayuu yiri Cumar Cabdir ashiid oo war eysigaan siiyey TV-ga Uni versal.
Wuxuu ku dooday in xittaa sanadka ay korors adeen aysan ku qaban Karin doorasho qof iyo cod ah, "Dadkaan qaan uun ay heshiis ku yihiin ma jiro, dastuurkiina waa ka tilaabsadeen,” ayuu yiri.
Sidoo kale Cumar Cabdirashiid wuxuu sheeg ay in heshiiskaan uu xasarad cusub ku abuurayo waxyaabihii muhiimka ahaa ee dowladda laga rabay inay deg deg uga guul keento, sida daga alka Al-Shabaab.
"Iyadoo la galay wajigii labaad ee dagaalka Al-Shabaab oo 2024-ka ATMIS la rabo in amniga dal ka lagala wareego iyo waxa ay madaxdii dalku na hor keeneen, waa isku kaana qaba weysay, wax aan is weydiinay maxaa loo abuurayaa qalalaa sa haan cusub,” ayuu yiri Sharma’arke.
Sidoo kale R/Wasaarihii hore wuxuu la yaab ku tilmaamay sababta go’aan sidaas u weyn loo gaaray iyadoo Puntland ay ka maqan tahay mi iska wadahadalka.
"Wax kasta oo Puntland ay ku maqan tahay, wuxuu xil ka saaran yahay madax weynaha iyo r/wasaaraha, waqtigii aan joogay xafiiska, sidaan oo kale Puntland waxay u diiday nidaamka 4.5, anigaa u tegay laba todobaad Ayaan Garowe fa dhiyey, si doorashada dalka loogu heshi iyo,” ayuu hadalkiisa ku sii daray Cumar Cabdirashiid.
Wuxuu su’aal geliyey sababta ay Madaxweyna ha iyo Ra’iisul wasaaraha ula fariisa la’yihiin Sac iid Deni, "Dalka iyo dad ka inay isku hayaan ayaa laga rabaa Mada xweynaha iyo Ra’iisul wasaara ha,” ayuu yiri Cumar Cabdirashiid.
Ninkii Al-Shabaab u qaabilsanaa baadda dad ka reer Muqdisho oo la dilay
Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ee NISA ayaa Shalay dilay ninkii Al-Sha baab u qaabilsanaa baada iyo qalqal galinta ganacsatada iyo shacabka Muqdisho. Qoraal ka soo baxay dowladda ayaa lagu shaaciyey in Ninkaas ayaa lagu toogtay duleedka degmada Afgooye ee Gob alka Shabeellaha Hoose.
Sarkaalkaas waxaa lagu magacaabi jiray Cali Raaxo, wuxuuna kooxda wakiil uga ahaa inuu si dhuumaaleysi ah ganacsatada iyo shacabka Muq disho lacago baad ah uga qaado.
Waxaa lasoo bandhigay telfoonadii uu Cali Raaxo ka soo wici jiray dadka reer Muqdisho iyo meydkiisa oo la aqoonsa karo.
Meelaha uu dadka ugu yeeri jiray sida dhuuma alysiga ah waxaa ka mid ah deegaannada Garas-gawaan, Gandarshe, Ceelasha Biyaha Lafoole il aa Galka Saalimow, sida lagu sheegay qoraalka.
"Ciidanka ammaanka oo mudo dheer uruurin ayey xogta dhagarqabahaan ayaa ku raadjoogay, waxaana ugu danbayn shartiisa la dhaafiyay dad ka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda Muqdi sho, kuwaas oo khatar weyn uu ku ahaa hantido oda iyo naftooda,” ayaa lagu yiri qoraalkaan lagu baahiyey warbaahinta dowladda.
Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, "Danbiile Cali Raaxo wuxuu Khawaarijta ka mid noqday san adkii 2014-kii, wuxuuna ilaa markaas uu khawaari jta u qaabilsanaa baada hantida muwaadiniinta Soomaaliy eed iyo basaasida dadka macnaha u leh bulshada, si ay u bartilmaameedsadaan Khawaarijta.”
Tan iyo markii la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh dowladda Soomaaliya ayaa xoogga isugu geysay beegsiga xubnihii Shabaab-ka ee dhibay dadka reer Muqdisho, kuwaas oo noqday kuwo la dilay &kuwo cararay. Xigasho:-caasimadda.net
Isimada dhaqanka SCC oo kulan kula qaatay magaalada Muqdisho madaxwe ynaha Jubbaland
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbal and Axmed Maxamed Islaam, Axm ed Madoobe ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay qaar ka mid ah Isimada dhaqanka gobol ada Sool, Sanaag iyo Ceyn oo maalmahii lasoo dhaafay Muqdisho ku sugnaa.
Madaxweynaha Axmed Madoobe ayaa ka dha geystay Garaadada dhaqanka gob olada Sool, Sanaag iyo Ceyn aragtidooda ku aadan xal u hel ida dhibaatada ka tag aan magaalada Laascaa nood ee xarunta gobolka Sool, isagoona kula dar daarmay Isimada iney doorkooda ka qaateen nab adda iyo xasilloonida bulshada deegaanka.
Garaadada dhaqanka ayaa dhankooda uga ma hadceliyay Madaxweynaha Jubbal and kulanka iyo soo dhaweynta wanaag san ee uu u samee yay.Isimada ayaa u bandhigay madaxwey naha Jubbaland aragtidooda ku aadan xaaladda ka ta agan Laascaanood iyo caq abadaha nololeed ee soo food saaray dad ka deegaanka, kuwaas oo ka dhashay dagaalka ka socda magaalada Laas caa nood.
Garaadada gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn oo magaalada Muqdisho soo gaaray 28-kii bishii lasoo dhaafay ayaa Muqdisho wali ka wada kula mo gooni gooni ah oo ay la qaadanayaan madaxda dalka, kuwaas oo daaran wax ka qaba shada xaaladaha ka jira gobolka Sool.
Dowladda oo sheegtay in howlgal lagu dilay Xubno katirsan Al-Shabaab
Ciidanka Kumandoosta DANAB oo kaashanaya saaxiibadda caalamiga ah ayaa weerar qorsh eysan la beegsaday Xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa duleedka Magaalada Kismaayo.
Howlgalkaasi oo ka dha cay deegaan 60-Km koofurg albeed kaga beeegan Kis maayo ayaa dowladda Soom aaliya sheegt ay in lagu dilay Saddex xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab.
Howlgalkaan ayaa sidoo kale lagu Burburiyay Xarumihii Al-Shabaab, iyaga oo qorsheeynayay inay weer aro ka fuliyaan degaano kati rsan Gobolka Jubbada Hoose oo ay ku sugan yihiin Ciidam ada dowladda iyo kuwa Jubbaland.
Labada nin ee hogaamiya mucaaradka Puntland Diand Jabiye
Dhawaan waxaa ka dhacay qaar kamid ah mag aalooyinka Puntland, doora sho qof iyo cod ah, oo aha yd heer dagmo. Dadka ayaa codkooda siinay ay musha rrixiin u tartamayay golayaa sha deega anka, kuw aas oo xubno ka ah ilaa todobo urur si yaasadeed oo ka qayb galay tartankaan.
Natiijadii ay shaaciyeen guddiga dor ashooy inka. ayaa waxaa ugu sarreeyay saddex urur siya asadeed, kuwaas oo kala ah; 1.Kaah, oo uu hogaam iyo madaxwey naha Puntl and Siciid Dani 2. Mideeye, oo uu hoga amiyo Assad Diy aano iyo 3. Sin cad, oo uu ho gaamiyo Axmed Jabiye.
Hadaba wa ayo labada nin ee hog aam iya la bada urur ee gal ay kaalimaha la baad iyo sadde xaad, kuwaas oo dabcan noqonaya, hoggaanka mucaaradka ee Puntland. Diyaano
XIGASHADA SAWIRKA,FACEBOOK
Qoraalka sawirka,
Wuxuu soo hugaamiyay ciid amo muran ka dhaliyay guda ha Puntland, walaalkiis ayaa na wali hugaamiya ciidama daa.
Assad Diyaano:
Assad Cabdullaahi Diyaano, waxa uu madax ka yahay urur siyaasadeedka Mide eyo oo dhow aan ka mid ah ururadii kusoo baxay doorashadii dowladaha hoose ee ka dhacay deegano badan oo Puntland. Uru rkiisa ayaa galay kaalinta labaad ee nat iijada doorashooyinka.
Ururkaan ayaa hora yuga codad batay kan uu hogaamiyo madaxweyne Dani, doo rashooyinkii ka dhacay magaalooyunka Qardho, Ayl iyo Ufeyn.
Doorashadii madaxweynenimada Pun gtland ee dhacday sanadkii 2019 kii ayuu noqday mu sharraxii wereegga ugu dambe eyay ee doorasha da la gaaray madaxweyn aha talada haya, Siciid Cabdullaahi Deni. 4 cod ayaa looga adkaaday doorashada.
Assad, wuxuu mar soo noqday taliyaha ciidama da PSF ee Puntland. Madaxwey nihii hore ee Pun tland Cabdiwali Cali Gaas, ayaa u magacaabay xilka.
Balse ciidamadaas ayaa noqday kuwa muran badan ka dhaliyay gudaha Punt land, kaas oo markii dambe isku badalay gacan ka hadal. Dagaal socday dhawr ma almood, oo dhaxeeyay PSF iyo ciidamada joogtada ah ee Puntland ayaa ka dhacay gudaha Boosaaso, kadib markii mad axwe yne Dani uu 24tii bishii Nofeembar, 2021-dii wareegto uu soo saaray xilka kaga qaa day agaasimihii PSF-ta Maxauud Cusma an Diyaano oo ay walaalo yihiin Assad. Jabiye Qoraalka sawirka, Wuxuu u tartamay madaxweynenimo Puntland sanadkii 2019 kii, balse wuxuu ku har ay wareegii labaad.Jabiye:
Maxa muud Khaliif Xassan (Jebiye), waa hogaa miyaha urur siyaasadeedka Sincad ee Puntland, kaas oo galay kaalinta sadd exaad, natiijada doo rashooyinkii heer dag mo ee dhawaan ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka Puntland.
Jabiye, wuxuu ka mid ahaa musharrix iintii ugu cadcadaa ee doorashadii 2019 kii ka dhacday Gar owe, taas oo ahayd mid madax weynenimo. Balse wuxuu ku haray wareeggii labaad ee doo rashada.
wixii ka dambeeyay xilli gaas, wuxuu wali sii waday dha qdhaqaaqiisa sidya asa deed, isaga oo markii da mbe qayb ka noq day nidaam ka ururada ee lagu galay doo rashooyinka ka dhacay Punt land.
Jabiye ayaa ah ganacsade qurbajoog ah oo ka yimid dalka Maraykanka.
Doorashada golaha deegaanka ee ka dhacday Puntland ayaa lagu tilmaamat in ay tahay mid taa riikhi ah, taas oo hormuud u noqotay doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda Soomaaliya. Waxay ka qabsoontay sodon degmo oo ka tirsan maamul gobo leedka Puntland. XIGASHO:BBC
Qaramada Midoobay oo walaac ka muuj isay soo kabasho la'aanta dhanka shaq ada ee Afrika iyo Bariga Dhexe
Waddamada dhaqaalahoodu hooseeyo ee Afrika iyo Bariga Dhexe ayaa la sheeg ay in ay ka ka maqnaan doonaan booska soo kabashada caalamiga ah ee heerarka shaqo la'aanta sanadkaan,sidaasi waxaa lagu sheegay qoraal ka soo baxay Ururka Shaqaalaha dunida ee Qaramada Mido obay ILO.
Shaqo la'aanta ka jirta Waqooy iga Afri ka iyo dalalka Carabta ayaa la saa daalina yaa inay noqon doonto 11.2 iyo 9.3 boqolk iiba sanadkaan ,taasoo ka sii dari karta he erarkii hore ee masiibada.
Shaqo la'aanta adduunka ayaa la filayaa inay hoos ugu dhacdo 5.3 boqolkiiba san adk aan,halka sanadihii 2022 iyo 2019 uu hoos u dhacu gaaray 5.4 boqolkiiba iyo 5.5 boqo lkiiba, iyadoo suuqyada shaqadu ay ka soo kabanayaan naxdinta cudurkii COVID-19 .
inta badan soo kabashada wa xay ku dhi ci doontaa wadamada dakhlig oodu sarr eeyo ee caddeeyey inay si la yaab leh ugu adkeysteen jahawareerka dhaqaale, sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay Urur ka Shaqaalaha Adduunka (ILO) Arbacadii. Kala qaybsanaanta shaqada ee sii kordhe ysa ayaa timid iyadoo dhaqaalaha adduun ka la filayo inuu koro 2.8 boqolkiiba sana dkaan,halka sanadkii hore uu hoos uga dhacay 3.4 boqolkiiba.
Maraykanka oo ka hadlay sababta uu u baajiyay tababarka ciidan ee Berbera
Maraykanka oo ka hadlay sababta uu u baajiyay tababarka Ciidan ee Berbera Dowladda Mare ykanka ayaa markii ugu horreysay ka hadashay sababta loo baajiyay tababar ciidan oo la qorshee yay in lagu qabto magaalo xeebeedka Berbera ee Somaliland.
Tababarka ayaa qorshuhu ahaa in uu qabsoomo horraan tii sanadkan iyada oo ay halk aas ku qaadan lahaayeen tab abarka ciidamada Mareykanka ee howlgalka Africa. Waxa uu qeyb ka noqon lah aa taxane tababar oo balaaran oo ay ciidamada Mareykanku ku qaadan lahaayeen barriga Afrika, kaas oo ka dhici lahaa islamarkaasna ay qeyb ka noqon lahaayeen ciidamada dalalka Bostwana, Rwanda, Uganda, Kenya iyo Djibouti.
Saraakiil ka socota wasaaradda gaashaan dhiga Mareykanka ayaa booqday bishii Janaayo ee sanadkan magaalada Berbera halkaas oo loo qorsheeyay in ciidamada Mareykanka ay tababar ka ku qaataan. Waxay booqdeen goobo loo astee yay tababarka, iyaga oo sidoo kale la kulmay mad axda Somaliland. Laakiin tababarka oo la filayay in uu dhaco dhamaadka bishii February ayaa qab soomin iyada oo saraakiisha wasaaradda arrim aha dibeda ee Mareykanka ay markii ugu horrey say faahfaahiyeen sababaha uu u baaqday tabab arkaas.
Danjiraha shaqada ka tagaya ee Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry Andre ayaa la xir iiriyay sababaha loo baajiyay tababarkaas colaa da ka taagan Laascaanood ee u dhexeysa ciida mada Somaliland iyo dadka diidan inay maamulka Hargeysa. Colaadaas ayaa cirka isku shareertay horrantii sanadkan kadib markii odeyaasha dhaq anka ee deegaanka ay shaaciyeen in aysan qeyb ka noqonaynin maamulka Somaliland, iyaga oo dalbaday in ciidamada maamulkaas uu isaga baxo deegaankooda. Boqolaal dad ah ayaa ku ge eriyooday dagaalka labada dhinac, iyada oo ay kumanaan kale na guryahooda ka qaxeen. Xabad joojin dhowr jeer lagu dhawaaqay ayaa sidoo kale fashilantay iyada oo dedaalo dhex dhexaadin ah oo la waday na aysan weli waxba kasoo bixin.Xigasho BBC Somali
Ciidamada Uganda oo sheegay inay dib ula wa reegeen gacan ku heynta Buulo Mareer
Ciidamada Difaaca Uganda (UPDF) oo isugu ji ra kuwa lugta ah oo hubeysan , ayaa sheegay in ay dib ula wareegeen gacan ku haynta magaa lada Buulo Mareer iyo tuulooyinka hoos yimaada oo ay Al-Shabaab qabsadeen dhawaan.
Sarreeye Guuto Peter Gaetano Omola, oo ah taliyaha qeybta 1-aad oo ka hadlayay howlgal ay ka sameeyeen aagga degaanka Goloweyn, ayaa sheegay inay xaaladdu caadi kusoo laabatay, ay na dib u fureen isku socodka gaadiidka iyo dadka.
"Shacabka iyo dadka safarka ah waxay xor u yihiin inay wataan hawlahooda caadiga ah. Waxa an sameynay howlgal si aan u xaqiijio in Al-Shab aab ay weli ku dhuumaaleysanayaan degaanka. Sidoo kale waddada waxaa laga saaray qaraxyo. Dadku hadda way sii wadan karaan shaqadooda maalinlaha ah,” ayuu yiri Peter Gaetano Omola.
Brig Gen. Omola waxa uu sheegay inay ciida mada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS ka go’an tahay inay taageeraan nabadda iyo xasill oonida Soomaalida.
Maajo 26, 2023, Alshabaab, oo adeegsanaysa saddex baabuur oo ay ku raran yihiin bambooyin iyo boqolaal dagaalame, ayaa weerar ku qaaday saldhigga ciidanka ATMIS ee Buulomareer.
Alshabaab ayaa sheegay inay 137 askari oo katirsan ciidamada Uganda ku dileen weerarkaas. Iyagoo soo bandhigay maxaabiis ay ku qabteen weerarka iyo gaadiid dagaal oo ay gubeen.
Mucaaradka Somaliland oo Go’aan ka qaa tay qorshe uu wado Madaxweyne Biixi
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somal iland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka had lay arrimaha doorashooyinka Maamulkaas iyo qor shaha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu ku doo nayo in doorashada ururada laga soo horaysiiyo tan madaxtooyada.
Faysal Waraabe oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in mucaar adka Somaliland aysan ka qeyb geli doonin doo rasho aan aheyn ta madaxtooyada, ayna diidan yihiin damaca Muuse Biixi kusoo hormarinayo do orashada Madaxtooyada.
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Mad axweynaha Somaliland ku eedeeyay in uusan diyaar u aheyn doorasho, isla markaana waxa uu wado aanu sharci aheyn,
"Labada xisbi mucaarad iyo taageerayaash oodu go’aan ayay soo saareen ay leeyihiin doo rasho aan ta madaxtooyada ahayn gali mayno” ayuu yiri Faysal oo intaas kusii daray in muddo kordhinta loo sameeyay madaxweyne Biixi anay ahayn mid sharci ku dhisan,
Gaba-gabadii Faysal Cali Waraabe ayaa Mada xweynaha Maamulka Somaliland ka codsaday in uu la kulmo si ay iskula eegaan sharciga doora shada ee uu muranku ka taaganyahay.
Sacda Mire oo abaal-marin qaali ah ku guul eysatay
Sacda Mire oo ah gabar Soomaali ah ayaa ku guuleysatay inay ka mid noqoto dadka ku gu uleystay abaalmarinta Wayfinder Award ee ay bi xiso National Geographic Explorer.
Dadka la siiyo Abaalmarinta Wayfinder waa shaqsiyaad isu soo taagay inay yihiin jiilka soo so cda ee hogaamiyayaasha saamaynta leh, iyo hal-abuurayaasha shaqadooda muhiimka ahi nagu dhiirigaliyo inaan wax ka barano.
"Aad ayaan ugu farax sanahay in aan idinla wadaago inaan helay Abaalmarinta Wayfind er oo aan ku biirayo bul shada caalamiga ah ee National Geographic Explorer,” ayay bartee da Twitter soo dhigtay.
Sacda Mire waa cilmi-baare aasaarta qadiim iga ah oo Soomaali Iswidhis ah. Waa taarii khya hanad u ololeeya kor u qaadidda hidaha dha qan ka sida baahida aasaasiga ah ee bini’aad amka waqtiyada dagaalka.
Sacda waa gabadhii ugu horeysay ee Sooma ali ah oo barata cilmiga aasaarta qadiimiga, in ka badan toban sano, waxay ahayd khabiirka kaliya ee Soomaaliyeed ee u tababaran cilmiga aasa arta qadiimiga ah ee Soomaaliya iyo Somaliland.
Waa maareeyaha aasaaska waaxda cilmiga qadiimiga ah ee Somaliland. Waxay sidoo kale ta hay agaasimaha iyo aasaasaha machadka Horn Heritage Foundation, iyada oo ka shaqeysa cilmi-baarista iyo ilaalinta hiddaha Geeska Afrika oo dhan.
Goobaha taariikhiga ah ee Somaliland ay Sa cda ku soo aragtay Labaatankii sano ee ugu da mbeeyay goobo badan oo taariikhi ah ayaa laga helay Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaa qday Madax-bannaanida ee Somaliland. Waxaa haatan jira in ka badan boqol goob ood oo ay ugu caasan taay Laas Geel oo laga helay dhagxaan ay saw irro ku xardh an yihiin oo 9000 jirsaday. Si kas taba, dhagaxaantan ma aysan aqoonsan mana ilaaliyaan ururrada daryeela goobah ataariikhiga ah sida UNESCO.
Dr Saada Mire oo ah khabiir dhanka deegaan ka ah ayaa BBC-da u sheegtay in Somaliland ay ku yaallaan goobo badan oo muhiim ah, kuwaas oo ay tahay in laga warqabo oo la ilaaliyo.
Laasgeel oo 40 meyl dhanka waqooyi ka xigta magaalada Hargeysa ayaa waxaa laga helay dha gaxaan ay sawirro ku xardhan yihiin , kuwaas oo noqday astaan ay Somaliland caan ku tahay.
Dhagaxaantan sawirrada lagu xardhay oo qar niyo jirsaday ayaa soo jiitay indhaha caalamka, kaddib markii ay soo saareen khubarro Faransiis ah muddo labaatan sano ka hor ah. Isha: BBC
Ruushka oo sheegay in Soomaaliya ay ka caawinayaan la dagaalanka Al-Shabaab
Waxaa socda dedaal lagu hagaajinayo xiriirka Soomaaliya iyo Ruushka halkaas oo uu toddobaa dkan kasoo noqday wasiirka arrimaha dibeda ee Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse.
Wasiirka ayaa kulan dhowr maalin qaatay kula yeeshay Moscow wasiirka mudada dheer xilka ha ya ee Ruushka Sergey Lavrov, oo isaga toddoba adkan socdaal uga bilowday gobolka Geeska Af rika. Waxa uu ahaa kulankii ugu heer sarreeyay ee dhexmara labada dal wixii ka dambeeyay markii uu bilowday colaada Ruushka iyo Ukraine oo sii kala fogeysay xiriirka Mareykanka iyo awo oddii hore ee xilligii dagaalka qaboobaa.
Shir jaraa’id oo ay labada dhinac wadajir ugu qabteen Moscow ayay ku sheegeen inay uga wa da hadleen hagaajinta iyo xoojinta xiriirka labada dhinac, oo aan horumar weyn sameyn wixii ka da mbeeyay markii kacaanku xiriirka u jaray Mido wga Sofiyet shan iyo afartan sano kahor. Wixii markaas ka horreeyay Ruushka ayaa xiriir dhowr kala dhexeeyay Soomaaliya, iyada oo loo arkayay inuu yahay dalka ugu saameynta weyn ee qeyb libaax leh ku yeeshay dhismaha ciidanka Soom aaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Ruushka ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay in uu ciidama da Soomaaliya ku taageero qalab militari oo ka ca awin kara dagaalka lagu la jiro Al-Shabaab. La vrov ayaa shaa ciyay qorshehan kadib markii uu wada had al kula yeeshay Moscow wasiirka arrim aha dibeda ee Soomaaliya. Ma uusan faahfaa hin nooca iyo tirada qalabka ciidan ee ay ula diyaarka yihiin Soomaaliya. Ma cadda sida qalabkan ciidan u saameyn karo cun aqabeynta hubka ee saaran
Soomaaliya.
WAA TUMA XAASKA ERDOGAN EE 45 SANO GARABKIISA AHAYD?
Aamina Erdogan iyo Madaxweyne Erdogan Qoraalka sawirka,Aamina Erdogan iyo Madaxweyne Erd ogan Aamina Erdoğan [Aam ina Gülbaran) waxa ay February 1955 ku dhalatay magaalada Istanbul. Waalidkeed waxa ay dhal een shan carruur ah oo ay iyadu gabar ka tahay.
Waxa ay wax ku baratay mac-hadka fa rs am ada gabdhaha ee Mithatpaşa ee ku yaalla Ista nbul, waxaana ay tan yaraant eedii ka shaqeyn aysay arrimaha bulshada.
Bishii July 1978 ayaa waxaa guursaday Rajab Tayib Erdoğan oo ay muddo is yaqa aneen, wax aana ay garab u ahayd tan iyo waagaas.
Waxaa lagu amaanaa in ay gacan ka geysatay ka qeybgalka siyaasadda ee haweenka Turkiga, gaar ahaan markii uu seygeeda ahaa duqa Ista nbul.
Mudadii uu seygeeda ahaa maayarka Istanbul (1994-1998), waxa ay magaala daas ka fulisay mashaariic u badan kuwa arrimaha bulshada, ga ar ahaan "afur ay u siman yihiin dadka saboolka ah iyo maal qabeennada.”
Aamina oo Erdoğan u dhashay afar car ruur ah (laba wiil iyo laba gabdhood) ayaa xoogga saartay hawlaha caawinta dadka tabaalaysan ee gudaha Turkiga iyo daa faha caalamka.
Iyadoo kaashanaysa wasaaradda waxbarasha da ee Turkiga ayaa waxa ay bil owday mashruuca la gu xaqiijinayo in dhammaan hablaha waddanka as ay wax bartaan.
Qiyaastii saddex boqol oo kun oo gabdhood ayaa ka faa’iideystay mashruuc eeda "hablaya how aan iskuullada aadno”. Waxa ay sidoo kale xoogga saartay in dum arka aan wax baran ay helaan fursan waxbarasho.
Waxa ay si weyn uga hadashay dhiba atooyin ka iyo musiibooyinka ka dhacay daafaha caalam ka sida Gaza, Myanmar iyo Pakistan.
Markii uu socday duullaankii ay Israa’iil ku qaa day Gaza 2009, Aamina Erdoğan ay aa kulan u qabatay xaasaska diblomaas iyiinta ku sugan An kara ee waddamada Carabta iyo Galbeedka, wa xaana ay ku baaqday in caalamka uu "joojiyo dag aalka”.
August 2011, waxa ay seygeeda oo markaa ah aa Ra’iisal wasaaraha Turkiga u raacday booqa shadii caan-baxday ee uu ku tegay Soomaaliya, halkaas oo ay ku soo aragtay dadkii ay saamays ay abaartii ba’nayd.
Sanadkii 2017, waxa ay booqatay xer ada qa xootiga Kutupalong ee ay ku nool yihiin dadka Ro hingya ee ka soo barak acay Myanmar. Waxa ay caalamka ugu ba aqday in wax laga qabto xaa ladda dadk aas. Waxaa lagu sharfay abaalmarino dhowr ah oo ay kamid tahay mid lagu siiyay hawl aha ay ka qa batay bani’aadannimada. Aamina Erdogan Dhaliilaha loo jeediyay Sanadkii 2016, waxaa si weyn loogu dhal iilay khudbad ay ku difaa cday guryihii gaar ka u ahaa haweenkii madaxda Cu smaan iyiinta.
Waxa ay sheegtay in goobahaas ay aha ayeen kuwo waxbarasho oo dumarka u diyaarin jiray nolasha.
Kooxaha u doodda xuquuqda aadanaha ayaa tilmaama in goobahaas ay ahaayeen kuwo duma rka ay ku lumiyaan xuquu qdood.
Sanadkii 2018, waxaa Aamina Erdoğan lagu dhaliilay in ay iibsatay boorso kuwa ay dumarka ku xaragoodaan ah oo qiimahe eda lagu sheegay 50 kun oo dollar.
Dadka wax ku qora baraha bulshada ayaa tilm aamay in shacabka saboolka ah ee Turkiga ay u baahan yihiin lacagtaas, oo u dhiganta mushaar ka ay shaqeysan karaan 11 sano.
Waxaa sidoo kale lagu eedeeyay in mar ay se ygeeda u raacday booqasho rasmi ah oo uu ku te gay caasimadda Warsaw ee da lka Poland, ay ku soo adeegatay lacag ka badan 49,000 oo dollar.
Si kastaba, Aamina Erdoğan ayaa dowr muh iim ah ka qaadatay guulaha uu siyaa sadda ka ga aray Rajab Tayib Erdogan oo hadda loo doortay in Turkiga uu hogaam iyo shanta sano ee soo socota. XIGASHO:-BBC
MA DAGAAL KALE AYAA KA QARXI RABA GUDAHA YURUB?
Gaashaanbuurta NATO ayaa cambaar aysay weerar ay ku dhaawacmeen 25 ka mid ah nabad ilaaliyayaasheeda ku sugan Kosovo, kadib dib edbax ay sameeyeen dad ka tirsan qowmiyadda Serbiyaanka dal kaas.
Booliska Kosovo iyo ciid amada NATO ayaa sunta dadka ka ilmaysiisa u ade egs aday dibedbaxayaal ku sugan magaalada Zvecan oo diidan in gobolkooda loo dhiibay maayaro ka soo jeeda qowmiyadda Alb eeniyaanka ah.
Dadka mudaharaadka dhigaya ayaa doo naya in ay la wareegaan xarumaha dowla dda ee ma gaaladaas. Tani ayaa dhalisay walaac ah in Kos ovo iyo Serbia uu dhexm aro dagaal toos ah.
Xukuumadda Belgrade ayaa ciidamad eeda galisay heegan buuxa.
Xiisadda ayaa billaabatay bishii April markii ay Serbiyiinta Kosovo qaadaceen do orashada golay aasha deegaanka, taasoo u sahashay dadka Albeeniyiinta in ay la war eegaan maamulka dee gaannadaas, kadib codbixin ay ka qeyb qaateen dad ay tira doodu yar tahay.
Maraykanka iyo Midowga Yurub ayaa ku dhal iilay xukuumadda Kosovo in ay uga sii dartay xaa ladda ka taagan waqooyiga dalkaas, waxaana ay ku baaqeen in la deji yo xiisadda taagan.
Kosovo ayaa sanadkii 2008 ku dhawaaq day in ay ka madax bannaan tahay Serbia, kadib sanado badan oo uu khilaaf xooggan u dhexeeyay Seerbi yaanka iyo Albeeniy aanka ee halka ku wada no ol. Kosovo
Maxay isku hayaan Serbia iyo Kosovo?
Kosovo oo ay u badan tahay qowmiya dda Albeeniyaanka ayaa wixii ka horreeyay 2008 ka tirsanayd Serbia, taasoo go’aanka ka dib diidday in ay aqoonsato madax bann aanideeda.
Waxaa Kosovo dal ahaan u aqoonsan ku dhawaad 100 dal oo uu kamid yahay Marayk anka. Dalalka diiddan waxaa kamid ah shan wa ddan oo Midowga Yurub ka tirsan, Shiin aha iyo Ruushka. Khilaafka ayaa ka dhigay gobolka Balkan-ka mid uu xilli kasta ka dhici karo dagaal ba’an.
Serbiyiinta ku nool waqooyiga Kosovo ayaa mar kasta xiriir la leh dowladda Se rbia, waxaana taasi ay abuurtaa xiisad aan dhammaanin.
Magaalada Mitrovica ee xarunta u ah gobolka Waqooyi ayaa u kala qeybsan dee gaanno ay kala leeyihiin Seerbiyiinta iyo Albeeniyiinta oo xirii rkoodu kooban yahay. Waxaa guuldaraystay deda allo ay dowla dda Kosovo ku xallin rabtay khil aafka.
Midowga Yurub ayaa marar badan isku dayay in uu xal waara u helo khilaafka u dhexeeya Ko sovo iyo Serbia, balse ilaa haatan ma jiro heshiis dhaqangalay oo ay dhinacyadu gaareen.
Hoggaamiyeyaasha labada dhinac
Kosovo iyo Serbia ayaa labaduba waxaa hogaam iya hogaamiyayaal ku adag afka arta wadaniyad da, oo aan muujin wax tanaasul ah.
Ra’iisal wasaaraha Kosovo Albin Kurti ayaa mar maxbuus u ahaa Serbia, waxa ana uu ku ca anbaxay dibedbaxyadii horse eday gooni isu taa gga gobolkaas. Waxa uu aad ugu ololeeyaa in Kosovo ay ku biirto Albania.
Madaxweynaha Serbia, Aleksandar Vuc ic, wa xa uu xilligii dagaalka Kosovo ahaa wasiirka warf aafinta ee dalkiisa. Waxa uu doonayaa in Kosovo ay ka tanaasusho qeyb kamid ah dhulkeeda, gaar ahaan gob olka ay ku badan yihiin Seerbiyiinta. Haddii ciidamada Serbia ay gudaha u galaan Kosovo waxa ay taasi horseedi doo ntaa inay ku dhacaan nabad ilaaliyay aasha NATO ee halkaa ku sugan. Kosovo ayaa u baahan in ay heshiis buuxda la gaarto Serbia si ay xubin uga noqoto Q/Midoobay iyo dal laga aqoonsan yahay caalam ka oo dhan. XIGASHO:-BBC
SENEGAL: 9 QOF OO KU DHINTAY RABSH ADO KA DHASHAY XUKUNKA HOGGAAMI YIHII MUCAARADKA
Sagaal qof ayaa ku dhintay iska horimaadyo ka dhacay guud ahaan dalka Senegal, sida uu shee gay wasiirka arrimaha gudaha Shalay oo Jimce ah, kadib markii maxk amadi ay labo sano oo xarig ah ku xukuntay hoggaamiyaha mucaar adka Ousm ane Son ko.
Xukunka "dhallinyara da musuqmaasuqa” ay aa laga yaabaa inay ka saarto Sonko, oo ah ninka aadka u muc aaradsan ee Madaxweyne Macky Sa ll, inuu u tartamo doorashada madaxtinimo ee sa nnadka soo socda. Kiiskan ayaa si weyn u kala qaybiyay waddan ka Senegal, waxaana ka dhashay rab shado goos-goos ah, balse dad lagu dilay kuwaas oo waxy eello u geystay sumcadda dalkaas ee xasilloonida.
Kadib xukunkii Khamiistii, iska hor imaad ayaa dhex maray booliiska iyo dibad baxayaasha, ba saska ayaa lagugubay caasimadda Dakar, iyadoo qalalaase laga soo sheegay meelo kale oo ay ku jirto magaalada Ziguinchor, halkaasoo Sonko uu duqa magaalada ka ahaa tan iyo 2022-kii. "Wa xaan ogaanay in aan ka xunnahay rabshado saba bay burburka hantida guud iyo kuwa gaarka ah iyo, nasiib darro, sagaal dhimasho ah oo ka dhac ay Dakar iyo Ziguinchor,” ayuu yiri Wasiirka Arrim aha Gudaha Antoine Diome oo hadlayay telef ishinka qaranka.
Sonko oo hore u ahaan jiray shaqaale dawlad eed, waxa uu si weyn uga soo muuqday doora shadii madaxtooyada ee 2019, isagoo kaalinta saddexaad.
TUULADA AAN LA OGGOLEYN INAY DADKU KABO XIRTAAN
Cago cadaan Way adag tahay in la qiyaaso sida ay noqonayso in kabo la'aan la socdo meel aqalka ka baxsan, laakin tuuladan ku taal dalka Hindiya ayey caadi ka tahay in lagu arko dad aan kabo gashanayn, taasoo ah inaanu qofna wadan ama xirnayn wax kabo ah haba yaraatee, xitaa marka ay ka baxaan tu ulada waxaa la arkayaa iyaga oo soconaya kabo la' aan.
Intaa kaliya maaha, xitaa haddii qofku uu bukoodo cisbitaal ma tago si uu isu dabiibo, haddii uu jiro sa far ay ku soo sala amayaan eheladooda meel ka bax san tuul adooda, dadkani wax ma cunaan, biyona ma cabbaan inta ay maqan yihiin.
Aad bay u adag tahay in la rumaysto, laakiin tuul adan ayaa 50 km u jirta mag aalada Tirupati ee gob olka Andhra Pra desh.
Dadka reer miyiga ah ee halkan ku nool, ayaa she egaya in waxyaalahan ay yihiin dhaqankoodii hore, oo ay wali ku dhagan yihiin.
Ixtiraamista caadooyinka iyo dhaqam ada soo jire enka ah Ku socoshada cago cadaan
Dadka ku nool tuuladan Vemena, ayaa sheega ya in aysan ahayn kuwa kaliya ee ilaaliya dhaqama daas, xitaa marka uu Gar sooraha degmadu yima ado tuuladooda, waa inuu iska siibaa kabaha.
Erabba, oo ah madaxa tuulada, ayaa sheegay in dhaqankan uu soo socday tan iyo intii ay soo jireen tolkiis ee ay tuuladan daganaayeen.
Wuxuu u sheegay BBC laanta afka Tel ugu, "Mar ka aan dibadda u baxno, waxaa naloo oggol yahay inaan guryaha gudaha u galno ka dib markii aan qu beysanno oo kaliya , ka dibna aan wax cunno, marar badan ayaan ka soo safarnay tuuladan, waxaa jirtay xilli aan awoodin in aan baxo muddo shan maalmo od ah shaqo darteed. Waxaan ku khasbanaaday ina an halkaas jooggo, shantaas maalmood weligay dib adda waxba kuma cunin, waxna kama cab bin.
Erbba oo sii sharraxaya waxa uu yiri "Muddo had da laga joogo 47 sano ayaan tuuladan uga baxayay shaqo si aan maxkamadda u tago, laakin weligay xitaa ma cabin biyaha meesha aan tago, had iyo jeer waxaan ka sii qaataa biyaha halkan, mar waliba oo aan dareemo haraadna, biyahaas ayaan cabbaa, in tuulo kale laga cabbo ma bannaana, biyo keliya ma aha, ee sidoo kalana cuntadana waa la mid".
Tuulada dadka kunool aanay kabo xiran Dadka oo cago cad
Vemana Indlu waa tuulo ku taal Pakala Mandal, oo katirsan Degmada Tirupati ee Andhra Pradesh.
Waxay leedahay 25 guri, dadkeeduna waa 80. Tuuladan waxa ku nool 52 codbi xiye. In yar oo iyaga kamid ah, ayaa nasiib u yeeshay inay dham meeyaan waxb ara sha dooda oo ay qalin jab iyaan. Dadka hal kan jo oga ma hay staan waxb arasho aad u sarraysa, waxayna inta ba dan ku tiirsan yihiin beeraha. Ilaa xad, dhaqan ka iyo caa dooyinka tuuladan, ay aa ah mid aad u xiiso badan, sababtoo ah xitaa haddii ay eheladooda u yimaa daan, si ay u soo salaam aan, sidoo kale waa in ay raacaan dha qanka iyo caa dada halkan, taasoo ah in ay kabaha iska siibaan oo ku socdaan caga-la'a an.
Mahesh oo u yimid ruux ay qaraabo yihiin oo tu uladan dagan, ay aa sheegay in walaashii ay halkan ku guursatay, sidaas darteed dadka Vemana ay yih iin qaraabad ooda, mar kasta oo uu halkan yim aadana uu dhawro dhaqanka iyo caad ooyinka dad ka u dhashay goobtan, isna taasi dhib uma arko.
Mahesh wuxuu sharxayaa, "Waxaan kabaha isa ga soo siibnay meel ka baxsan tuuladan, haddii aad rabto inaad gasho guri halkan ku yaalla, waa inaad marka ho re qubeysato, ka hor inta aan laguu oggo laan" waxbarashadu maaha mid ka mid ah shuruuda ha tuuladan, sababtoo ah xitaa kuwa yaqaana sida wax loo akhriyo iyo qorista, marka ay timaado in aan kabaha la xiran, si fiican ayay u raacaan dhaqankan" ayuu yiri.
Dadka tuuladan waxay isku haystaan inay ka tir san yihiin qowmiyadda Palvekari.
Dadka halkan joogga, ayaa waxa lagu tiriyaa inay yihiin kuwo aan la jaan qaadin caalamiyaynta oo ka dib dhacay horuma rka.
Dhammaan dadka tuuladan deggan wax ay ka tir san yihiin hal qabiil, waxayna xiriir la leeyihiin meel ka baxsan tuuladooda ee maaha dad kale.
Ruux katirsan dadka tuulada Dadku ma tagaan cis bitaalka marka ay jiran yi hiin Dadkani waxay had iyo jeer ku tukadaan salaadda Puja iyo macbadka qadiim iga ah. Iyagoo aaminsan in 'Ilaah uu wax walba ilaalin doono', dadka tuuladan ma tagaan isbitaalka.
Madaxa tuulada Erabba ayaa sharaxaya, "Xitaa haddii masku na qaniino, waxaan aaminsanahay in Ilaaheen uu bogsiin doono, ma tagno wax isbitaal ah, waxaan ku wareegnaa buurta loo yaqaan buurta masduulaaga ah iyo hareeraheedaa."
Marka ay timaado in caruurtu iskuulada tagayaan iyaga oo wata direys dhamees tiran, kabana ma xirtaan, kabo la’aan ayay dhigtaan, mana cunaan qa dada iskuulka laga bixiyo, hadii uu ku yimaado shilna waa ay ka baxaan. Qofka u yimaada bulshad ani, waxaa loo ogol yahay inuu galo oo kel iya tuuladani, ka dib marka uu ruuxu qubaysto.
Bhavita, oo ah haweeney ka timid tuulo deris ah la ah tuuladani, ayaa sheegtay in dadka tuuladan ay san haweenka uurka leh geynin isbitaalka. Wax wal ba waxaa lagu dhameeyaa guriga, xitaa haddii ay tahay umulid, waxay leeyihiin umulisooyin takha sus leh oo joogga tuulada.
Bhavita ayaa intaa ku dar tay "Carruurta aadday dugs iga ma cunaan qadada halka as lagu siiyo. Waxay u soo no qdaan gur iga, si ay u qadeeyaan, ka dibna waxay ku noqdaan dugsiga."
Qowmiyadda Dalit-ka looma ogola inay galaan tuuladan Ruux cago cad
Gelista qowmiyadda Dalit-ka ee tuuladani waa mamnuuc. Dadka tuuladaasi xataa lama hadlaan dadka u dhashay qowmiyadda Dalit-ka.
Arrinta la yaabka leh, ayaa ah in tuula dan dum arka lagu qasbo inay joogaan meel ka baxsan tuul ada, xilliyada ay tahay dharaarta ca d, dadka halkan joogana aad uma isticmaalaan Shabakadaha Bu lshada, amaba lama socdaan waxa ka socda war baahinta. Babu Reddy oo ah maamulaha kaydka raashin ka, ayaa sheegay in xitaa haddii qof ka imanaya uu yahay sarkaal ama xildhi baan, waa inuu kabaha isaga siibo meel ka baxsan tuulada.
Dadka loo qorsheeyay in ay tuuladan yimaad aan, loo ma ogola inay tuulada soo gal aan ama la hadlaan dadka de egaankan, haweenkana waxaa ku adag inay jooga an meel ka baxsan tuuladooda, ugu yaraan shan maalmood inta ay caadada qabaan.
"Waxa jira qolal gaar ah oo tuulada ban naankee da laga dhisay, oo ay dumarku maalmaha ay caa dada qabaan ay tahay iney halkaasi ku jiraan, dham maantoodna waa inay habeen iyo maalinba hal qol ku wada jiraan, qolalkaasi lacag la’aan ma aha, shan tii maalmoodba lacag ayaa la qa adayaa, lacagtana waa loo isticmaalayaa horumarka tuulada. XIGASHO:-BBC
Museveni oo xog yaab leh ka bixiyey weerarkii lagu laayey ciidankiisa ee Buulo-Mareer
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa weerarkii lagu laayey ciidamadiisa ee ka dhacay deegaanka Buulo-Mareer ee gobolka Shabee lla ha Hoose ku sheegay in ay sa bab u aheyd musuq-maasuq. Museveni ayaa sheegay in ciida mo aan si wanaagsan loogu ta babarin howl gallada dagaalka lagu geeyey Soomaaliya hab musuq-maasuq ah.
Weerarka ayaan illaa iyo hadda aysan caddeyn khasaaraha dhabta ah ee ka dhasha, balse ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa gaarsiinaya khasaaraha dhimashada illaa 140 askari, ayada oo dhowr kalena ay u gacan galeen Al-Shabaab.
"Dhibaato ayaa ka dhacday Soomaaliya. Cii damadeena Dorraad ayey dib ugu laabteen halkii la gu weeraray ee inta ay argagaxeen ee ay ka car areen,” ayuu yiri Museveni.
"Argagixisadii waa ay carareen, waxaana hadd a heleynaa xaqiiq dheeri ah oo ku saabsan waxa uu khaladku ahaa. Khaladka wuxuu dhabtii ahaa musuq-maasuq, balse faah-faahin ayaa soo bixi doonta,” ayuu yiri madaxweynaha.
Museveni ayaa sheegay in laba sarkaal oo sare oo ka mid ah taliska ciidamada ay sababeen dhib aatada. "Waan heli doonnaa aqoonsiga kuwaas. Balse mid ka mid ah waxaa lagu magacaabaa Okia, oo ku sugnaa xarunta ciidanka ee Kampala. Waa midka askarta u sheegay inay cararaan. Mar ka waa xiran yahay,” ayuu yiri Museveni.
Weerarka ayaa dhaliyey su’aalo ku saabsan ta yada taliska ciidamada Uganda ee Soomaaliya.
Muuqaalo ay baahisay kooxda Al-Shabaab oo muujinaya askar naftooda la cararaya iyo kuwa nolosha lagu qabtay ayaa caro xooggan ka dhal iyey dalka Uganda.
Museveni ayaa sheegay in qaar ka mid ah ciid amada aysan u howlgelin sidii la filayey ayna ar gagaxeen, taasi oo ka dhex dhalisay kala yaac, ayna ka faa’iideysteen Al-Shabaab.
Waxa uu dhaliilay habka loo xulay ciidanka Uga nda ee la geeyey Soomaaliya, isaga oo sheegay in qaar cunooyinka kariya iyo kuwo ilaalo shaqs iyaad ah ay loo ekeysiiyey dagaal-yahano.
"Qaar ka mid ah saraakiisha abaabulka, ayaa magacyada ilaaladooda, kaaliyayaashooda iyo cunto kariyayaashooda ka dhigay dagaal-yahano oo u qaaday Soomaaliya,” ayuu yiri Museveni.
Hadalka Museveni ayaa waxaa laga fahmi karaa in Soomaaliya ay askarta u tahay fursad qaali ah oo kumanaan dollar ay ku sameyn karaan mudda da ay joogaan, taasi oo keentay in la musuq-ma asuqo habka ciidanka loo keeno. Waxaa hadda Soomaaliya ku sugan taliyaha cii danka lugta ee Uganda Jen.Kayanja Muhanga oo baaraya weera
rkii lagu laayey ciidanka Uganda


0 


HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 3-DA JUUN 2023-KA
..