
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 1-DA JUUN 2023-KA
Madaxweynaha JFS oo khadka taleefon ka kula hadlay dhiggiisa dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan She ekh Maxam uud oo khadka taleefoonka ku la hadlay Madaxweynaha Jamhuuriy adda Turkiga Mudane Rajab Dayib Erdogan ayaa ugu hambalyeeyey guushii taarii khiga ahayd ee uu ka gaar ay doorashadii ka qabsoomtay dalka Turkiga.
Labada Madaxweyne ayaa hoosta ka xariiqay ahmiyadda xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii loo sii dardargelin lahaa iska ashiyadii hore uga dhaxeeyay labada dal.
R/Wasaare XAMZA oo furay shirka hirgelinta hannaanka federaalaynta cadaaladda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Ja mhuuri yadda Federaalka Soomaaliya, Md. Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shirka Hir gelinta Hannaanka Fe deraalaynta Caddaa ladda iyo Asluubta. Shirkan ayaa waxa uu dhiirri-gelinaya sarreynta sharci ga iyo in dadka Soomaali yeed ay helaan garsoor Ca ddaalad ah, loo dhanyahay, lagu kalsoon yahay oo hufan.
Hannaanka caddaaladda iyo Garsoorka oo looga heshi iyey shirkii 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran yee sheen, ayaa si loo dhaqan-geliyo heshiiska, loog una biiriyo dhameystirka Dastuurka KMG ah uu muhiim u yahay shirkaan.
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaw wa xa uu ku tilmaamay heshiiskan mid guul u ah qar anka, dhabahana u xaa raya jiheynta mustaqbal ka dowlad-dhiska Soomaaliya.
Md. Xamza ayaa xusay, si loo helo han naan caddaalad iyo garsoor madax-ban naan oo dalku yeesho la qaaday tallaaboo yin dhowr ah, oo ay kamid yihiin dib-u-hab eynta Maxkamadaha, ho wlgelinta garso ore-yaal khibrad leh, islamarkaana meesha laga saaray lacagihii sharci darrada ahaa ee lagu qaadi jiray waaxda Danbi Baarista ee CID.
R/Wasaaraha oo ku dheeraaday marxaladihii kala duwanaa ee uu soo ma ray Dastuurka KMG ah ayaa ugu dambey ntiina waxa uu tilmaamay si da ay lagama maarmaan u tahay in la qabyotiro dastu urka.
Si kastaba, Xukuumadda Dan-Qaran ee uu ho ggaamiyo ra’iisul wasaare Xamza Ca bdi Barre ayaa waxaa ka go’an tahay dha meystirka Dast uurka KMG ah, isla mark aaana tallaabooyin loo qaaday qodobada u baahnaa heshiis siyaasad eed.
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan dsrdaaran ah la qaatay ciidamada Xasilinta Caasimadda
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan dsrdaaran ah la qaatay ciidamada Xasilinta Caasi madda Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimc aale (Madaale) ayaa Aqal ka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka xasil inta Caasimadda.
Kulanka oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoo miye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Max amed Axmed Diiriye (Yabooh) iyo Xoghaya Guud ee Gobolka Banaadir Mudane Faysal Caraale Afrax, ayaa waxaa warbixino loogu dhageystay Saraakiisha Amniga, iyagoo ka warbixiyay xaala dihii ugu dambeeyay ee amniga caasimadda iyo guulaha laga gaaray howlgalada laga fuliyay Degmooyinka iyo Deegaannada Gobolka Banaa dir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa M/Muqdisho Md.Madaale ayaa ku bogaadiyay ciidanka Xasilinta Caasima dda (Military Police) si da ay had iyo jeer heeganka ugu yihiin sugidda amniga iyo ka hortagga falalka lidiga ku ah am niga, as igoo ku amaanay sida wanaagsan oo ay ula falgalaan bulshada, inta ay kujiraan howlaha sugidda Nabadgelyada Caasi madda.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BJFS oo shir guddoomiyay kulanka guddiga joogtada
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, Md.Cabdi Xaashi C/hi ayaa Beri shir guddoo miyay kulanka guddiga joogtada Aqalka Sare oo lagu ansixiyay qorshe hawleedyada guddiyada Golaha Aqalka Sare.
Kulanka oo ay goobjoog aha ayeen Guddoomiye ku xigeenka 1aad Md.Cali Shacbaan Ibraahim iyo Guddoomiye ku xigeenka 2a ad Md.C/hi Cali Xersi (Timacadde) ayaa ugu horr ayn xoghayaha guud ee Aqalka Sare, Mudane C/naasir Ibraahim Guuleed, waxa uu xubnaha gu ddiga joogtada u soo bandhigay una faahfaahiyay dhammaan qorshe hawleedyada guddiyada Aqal ka Sare ay soo diyaariyeen si ay ugu hawlga laan kalfadhiga saddexaad ee Baarlamaanka 11-aad.
Dood iyo falanqayn dheer oo xubnaha guddiga joogtadu ay ku sameeyeen qorshe hawleedyada guddiyada Aqalka Sare ay soo bandhigeen ayay ku ansixiyeen dhaqanlgalkiisa.
DENI: Xasan waxa uu dagaal ku haya xilka beel gaar ah
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Saciid C/hi Deni ayaa waxa uu madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ku eed eeyay inuu dagaal ku hayo beesha iska leh xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.
Saciid Deni oo markii ugu horey say ka hadlay heshiiska Golaha Wadatashiga Qar an ee 27-kii bisha an lagu gaaray gudaha xarunta Villa Somalia, ayaa waxa uu sheeg ay in meeshii u sareysay uu marayo dagaalka be eshaasi uu ku hayo madaxw eyne Xasan, kaasi oo gaaray inuu dhaho "ha la baabi’iyo xilkooda,” si da uu hadalka u dhigay.
"Ifa-faalaha madaxweynaha tan iyo markii uu xilka yimid wey ka muuqatay sida uu ula dhaqma yo xafiiska (ra’iisul wasaar aha) awood qeybsiga ay dad gaar ah u leeyihiin, ku tagri-fal badan ayuu ku sam eeyay, awoodihiisi ayuu hoos geeyay xafii skiisa,” ayuu yiri madaxweynaha Puntland.
Waxa uu intaas sii raaciyay "Hadda waxa uu si bareer ah u yiri maba jiri doono. Waxaa leeyah ay madaxweynaha waxa uu ku dhaartay Dastuur ka oo lagu doortay, waxaa ka rajeynayna inuu kan ku dhaqmo oo uusan ku xad-gudbin.”
Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxa uu she egay in aysan suurta-gal aheyn in wixii hore loogu heshiiyay la beddelo, aya da oo aysan jirin sabab muuqato oo keena ysa in la beddelo.
"Wixii lagu heshiiyo ayaa shardi ah, marka la beddelayo waa in laga wada-hadlo, haddana sab ab loo bedelo ma muuqato,” ayuu yiri.M/W. D/Go boleedka Puntland ayaa ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay dib-u-heshiisiin siyaasadeed dhab ah, marka loo fiir iyo sida ay hadda wax ku socdaan.
"Awooddaha qanuuniga ah ee dowladda dhe xe leedahay waddadii wey ka leexatay, Puntland-na wey caddeysay mowqifkeeda ayada oo raacey sa Dastuurkeeda iyo kan dowladda federaalka inay si gaar ah u dhaqmeyso inta laga hel ayo mi yir qab iyo wax heshiis lagu yahay.”
Xamza: Qof iyo koox meel fadhiya wax ay do onayaan dalkani uma dabranaanayo
R/Wasaaraha XJFS Md.Xamza Cabdi Barre ay aa markii u horreysay si adag uga hadlay sida lo oga fal-celiyay go’aanadii kasoo baxay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ka.
R/Wasaaraha ayaa waxa uu sheegay in qof ama koox meel fadhida aan loo dabreyn dalka wa xay doonayaan, balse ay soconayaan waxa ay dadka Soomaa liyeed doonayaan.
"Dadka Soomaaliyeed meesha ay ku sii jeed aan ayaa garaneyn anagu, waxa ay doonayaan a yaa garaneyn. Wax hebel iyo hebel uu rabo ma soconeyso, laakiin waxa dadka Soomaaliyeed do onayaan ayaa so conaya,” ayuu yiri ra’iisul was aare Xamza.
Waxa uu intaas kusii daray "Qof Soo maali ah oo meel fadhiya ama koox waxay doonayaan dal kaan uma dabranaanayo, waa la soconaa.”
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa si doo kale waxa uu sheegay in lasoo gaadhay xiligii ay Soomaalida isku filnaan laheyd oo isku tashan lahaayeen, iskana xoreyn laheyd Al-Shabaab, isl amarkaana aan Dasturkeena dhameystiri laheyn.
"Waa kasoo baxnay qaxooti-nimadii waa inay dhamaayo, gacan hoorsigii waa inuu dhamaado, khilaafkii waa inuu dhama ado, duleysigii Shaba abka iyo madax hoos u foorarintii waa inay dhama ato oo dow ladnimadii naga bilaabata, illaa goor ma sugeyna.” Haddaa hore usoo khaldannay ma ant aba in aan dhinac kale usii boodno ma ah an. Wixii Beri naga halaaba dadkeena dambe ayuu ka halaabaya. Dacaayadaha iyo mashaakilku ha iska socdaan, dalkaan waxaa dhaafin kara meesh aan qof lagu dhagan yahay oo hiigsigiisu cad yah ay.”
R/Wasaaraha ayaa ugu dambey ntiina waxa uu ka dhawaajiyay in marjaca u dambeeya ee go’aa nada Golaha Wadat ashiga Qaranka uu yahay Baa rlamaanka, oo isagu saxaya haddii ay dhac do inuu wax khaldo, hase yeeshe aan cid kale loo joojineyn, sida uu hadalka u dhigay.
"Cabsida badan ha la iska daayo wixii Mada sha Qaranka ay soo gaadho Baarl amaanka ayay ku soo dhamaane, hadda qaldano Baarlamaanka hana saxo, marka waxa mashaakilka keenay mu xuu yahay. Waxaa laga cabsanayaa un in aan dhaq aaqno.”
Madaxweynaha Jubbaland oo Mareykanka kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kulan kula qaatay Muqdisho Safiir kuxigeenka Dowla dda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya ahna ku simaha Safiirka Tim Trenkle.
Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka gaar ahaan arim aha amniga, Siyaasada iyo go’aanka madasha wadatashiga ee awooda dib loogu celinayo shac abka Soomaaliyeed dalku uu ku aadayo Doorashooyin dadweyne. Safiir kuxigeenka Do wladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya ahna ku simaha Safiirka Tim Trenkle ayaa uga mahad celiyay Madaxweyne Axmed Madoobe kulanko oda iyo sida Madaxda Soomaalida ugu diyarsan yihiin la dagaalanka Al-Shabaab.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa dhank iisa uga mahad celiyay dowladda Mareykanka taageerada hagar la’aanta ah oo ay siiso Sooma aliya.
Ergayga gaarka ah ee Ganacsiga iyo Maalga shiga madaxweynaha Soomaaliya oo Shalay laga celiyay garoonka Diyaaradaha ee Garowe
Ergayga gaarka ah ee Ganacsiga iyo Maalga shiga madaxweynaha Soomaaliya khadar Abdirah man Maxamed Faroole ay aa sheegay in madax weyneha mamaulka Puntland uu ka dambeyay amar Shalay loo ga joojiyay safar uu kaga bixi la haa Garo owekuna tagi lahaa M.Muqdisho
Waxaa uu sheegay in taliy aha booliska Puntland uu u sheegay in amarka lagu celiy ay uu bixiyay madaxweyne Sa ciid C/hi Deni. Khadar Cab diraxmaan ayaa horey Puntland ugu eedeysay in uu qayb ka ahaa falal khal khal gelin amni ah oo ka dhacay Graoowe.
Haddaba Khadar oo aan qadka telefoon ka ku la xiriirnay ayaan waydiinnay marka hore bal wa xa ka jira warka ku saabsan in Shalay garoonka la ga celiyay
Ergayga oo arrintaasi ka hadlaya ayaa yiri "si dii qof muwaadin ah oo dalkiisa joo ga oo kale ayaan u tagay garoonka diyaa radaha, sideedaba anigu caado uma lihi in aan istaaf kaxaysto xilli kasta, markii diyaar addu ay soo degtay ee aan isku diyaarine yno bixid ayaa waxa ii yimid labo wiil oo aan garanayo waxana ay ii sheegaan in aa nan bixi karin amarkana uu ka yimid taliya ha booliska waan weydiiyay in wax duku meenti ah ay hayaan iyagoo si wanaagsan iila hadlay ayey igu yiraahdeen maya mudane”
Khadar oo ka hadlay eedeyn horay loo gu jeed iyay oo ku saabsaneyd isku dhac labo ciidan oo dhowaan ka dhacay Garoo we darted in loo celiy ay ayaa yiri "wey jir taa eedeyntaasi mana eheyn mid sharciy eysan, marka hore anigu waxaan ah ay shaqaale dowladda federaalka ah, waaran iima jarti karto Puntland.”
Dhanka kale Waxaannu isku deynay in aannu la xidhiidhno dhinaca dawladda iyo laamaha amn iga ee Puntland, kuwaas oo ka gaabsaday ka falc elinta arrintan.
Isimida SSC oo kulamo ka wada Muqdisho
Isimida SSC oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada Muqdisho ee caa simada dalka, ayaa waxay Beri la kul meen guddoomiyaha hay’adda maareynta musiiboyinka qaranka Soomaaliyed ee SODMA.
Guddoomiye Maxamuud Macallim Ab dulle ayaa qaar kamid ah Isimida dha qanka gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn ku soo dhoweeyay xarunta dhexe ee hay’ adda.Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Dr Axmed Ca bdi Aadan, waxaana looga hadlay xaalada Laas caanood.
Sidoo kale waxaa diirada lagu saaray kulanka an u gurmashada shacabka dhibt aada ka soo ga rtay colaadda sii daba-dhee raaneysa ee ka taag an magaalada Laasca anood ee xarunta gobolka Sool. Dhankooda, Isimada dhaqanka ayaa hay’ adda maareynta uga mahad-celiyey kulankan iyo soo dhaweynta wanaagsan, waxaana ay soo ban dhigeen aragtidooda ku aaddan xaaladda taagan, dhibaatada jir ta iyo caqabadaha nololeed ee soo food-sa aray dadka deegaanka ee ka dhasahy dag aalka.
Odayaashan ayaa horay ula kulmay madaxwey ne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Xamza Cab di Barre, kuwaasi oo ay ka wada-hadleen arrinta Laascaanood iyo guud ahaan xaaladaha ku gee daamay gobollada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya. Arrintan ayaa uga sii xoojin karta ee deynta dowladda federaalka uga imaa neyso dhanka Somaliland oo marar badan dhaliilo xoo gan usoo jeedisay xukuumadda Muqdisho.
Si kastaba, Arrimahan ayaa imanaya xilli ay weli taagan tahay xiisada dagaal ee xarunta gob olka Sool ee Laascaanood, halkaasi oo ay isku horfadhiyaan ciidam ada Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC, oo dhowr jeer ku dagaalam ay halk aasi, kaasi oo uu ka dhashay khasaare ka la duwan.
Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Wasaa radda Waxbaarshada oo soo gaba-gaboobay
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha yo Tacl inta Sare ayaa soo gaba-gab eysay Imrtixaanka Qaranka ee fasalka 12aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023, kaas oo socday inta u dhaxeysay 27ka ilaa
31-ka bisha Maajo, 2023.Imtix aankan waxaa u fariistay 33 ,300 oo arday, waxa uuna ka dhacay 114 xarumood oo ku kala yaalla Muqdisho iyo Gobollada dalka, waxa ana dhammaantood ay shaqada uga socotay sidii loo qorsheeyey.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA KASOO BAXAY WASAAARDDA
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha yo Tacl inta Sare waxaa guul weyn u ah in uu si nabad ga lyo ah ku soo dhammaaday Imrtixaanka Qaranka ee fasalka 12aad ee sanad dugsiyeedka 2022 /2023, kaas oo socday inta u dhaxeysay 27ka ilaa 31-ka bisha Maajo, 2023.
Imtixaankan waxaa u fariistay 33,300 oo ard ay, waxa uuna ka dhacay 114 xarum ood oo ku kala yaalla Muqdisho iyo Gobol lada dalka, waxa ana dhammaantood ay shaqada uga socotay sidii loo qorsheeyey.
Waxaan u mahad celinaynaa ALLAAH subxaa nuhu watacaalaa oo noo suura galiyey qabsoomi dda imtixaanka, sidoo kale waxaan u mahad na qeynaa Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Saraak iishooda iyo Askartoodaba oo xil weyn iska saaray amniga iyo amaanada imtixaanka oo la’aantood aysan howshan qabsoomi laheyn.
Waxaan sidoo kale u mahad celineynaa wasii rrada waxbarashada heer maamul goboleed oo iyagana kaalin weyn ka geystay in deegaannadoo du uu si wanaag san uga dhaco imtixaanka, sidoo kale waxaan u mahad celineynaa waalidiinta iyo ardayda Soomaaliyeed oo si wanaagsan ula sha qeeyey howl wadeennada intii uu socday Imt ixaanka.
Ugu dambeyn waxaan u mahad celiney naa Xafiiska imtixaanaadka, Guddiga imtix aanka Qa ranka, kor-meerayaasha, ilaaliye yaasha imtixaan ka, shaqaalaha Wasaara dda iyo guud ahaan bah da waxbarashada sidii ay uga qeyb qaateen qabs oomidda iyo habsami u socodka imtixaanka.
Wadahadaladii Suudaan Oo Burbur Qarka U Saaran Kadib Dagaalo Culus Oo Socda
Isku dhacyo xooggan ayaa laga maqlayay caa simadda Suudaan, sida ay sheegeen dadka dee gaanka, ka dib markii kooxaha millatari ee dagaall amayay in ka badan lix 7baad ay ku heshiiye en in la kordh iyo xabbad-joojinta looga golle eya hay in gargaarka loo ogg olaado dadka rayidka ah.
Ciidanka iyo Xoogaga Taageerada Degdega ah ee (RSF) ayaa ku heshiiyey in lagu kordhiyo heshi iska xabbad-joojinta ee todobaadka ah shan ma almood ka hor inta uusan dhicin goor dambe oo Isniin ah. Xabbad-joojintan ayaa ahayd mid dhe xdhexaadin ah, waxaana si fog isha ugu haya Su cuudiga iyo Maraykanka oo sheegay in labada dhinacba ay ku xad-gudbeen, balse weli loo oggo laaday in gargaar la gaarsiiyo dad lagu qiyaasay 2 milyan oo qof.
Saacado ka hor inta aan la saxiixin kor dhinta xabbad-joojinta, dadka deegaanka ayaa soo she egay dagaal xooggan oo ka dhacay dhammaan saddexda magaalo ee isku xiga ee ka kooban caa simadda weyn ee Suudaan ee ku xeeran halka ay ku kulmaan webiga Niil – Khartoum, Omdurman iyo Bahri.
Iska horimaadyada ayaa goor dambe oo Tala adadii ah dib uga soo cusboonaaday duleedka magaalooyinka.
Garowe: Ciidamo ka gadoodsan musha ar la'aan oo xirtay wadadda madaxtooya da iyo wasaaradaha
Ciidamo ka gadoodsan mushaar la'aan ayaa Shalay xirtay waddada gasha mad axtooyada iyo wasaaradaha maamulka Puntland.
Ciidamadan ayaa dadka iyo gaadiidka u diidaya inay ka gudbaan waddadan. Waxayna waddada ku jareen tekniko dagaal iyo dhagaxaan.
Waddada ay ciidankan goosteen ayaa ah wad ddo aad muhiim ah oo ay subax walba u shaqo tagaan shaqaalaha ka shaqeeya wasaara daha, madaxtooyada Puntland, xarumo ganacsi iyo hay 'adaha oo xarumahooodu halkaas kuyaalliin.
Ciidamadan gadoodka sameeyay ayaa la shee gay inay katirsan yihiin ciidamada madaxtooyada Puntland, waxayna ka cabanayaan mushaar la'aa dhowr bilood ah, sida aan kasoo xiganay qaar kamid ah saraakiishooda.
Waa markii labaad oo maalmo gudaheed ciid amo Puntland ay sameeyaan gadood ay kaga ca banayaan mushaar la'aan. Maalmo ka hor ayay ahayd markii ciidamo ku sugan buuraha Golis ay kasoo baxeen fariisinkooda, iyadoo xiray laamiga Bosaso. Waxay ka cabanayeen mushaar la'aan.
Puntland ayaa caan ku ah marka la gaaro san adka ugu dambeeya muddo xileedka madaxwey naha in ay dhacdo mushaar la'aanta ciidanka iyo shaqaalaha, iyadoo loo sababeeyo in madaxdu ku mashquulaan arrimaha doorashada.
Hay’adda SoDMA oo qalab caafimaad iyo deeq gaarsiisay Isbitaalka Madiina iyo danyar ku nool Kaxda
Hay’adda SoDMA oo qalab caafimaad iyo de eq gaarsiisay Isbitaalka Madiina iyo danyar ku no ol Kaxda Hay’adda Maa reynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa Beri Qal ab cafimaad oo kala duwan waxa ay gaarsiisay isb itaalka weyn ee Madiina oo ka mid ah isbitaalada ugu weyn dalka, kuwaas oo u adeega bulshada Somaliyed.
Qalabkaan cafimaad ayaa waxaa ka mahad celiyey maamulka isbitaalka Madiina kuwaas oo ay ku jiraan ogsijiino.
Dhinaca kale hay’adda SoDMA ayaa deeq gar gaar dhar ah gaarsiisay 500 oo dad danyar ah, kuwaas oo ku sugnaa degmada Kaxda ee Go bolka Banaadir.
CC Shakuur oo qoraal xasaasi ah u diray Xasan Sheekh
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wars ame oo haatan ah ergayga gaarka ah ee madaxw eynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ban i’aadanimada ayaa warqad ku taariikhaysan 29-ka May, 2023 u diray Xasan Sheekh, taas oo uu uga hadlay heshiiskii Golaha Wadatashiga iyo khiaaf ka dowladda iyo Puntland.
Cabdiraxmaan Cabdiashuur ayaa si weyn uga soo horjeestay heshiiska ay gaa re en Golaha Wadatashiga Qaran
ee lagu go’aamiyay nooc doora sho oo qof iyo cod ah, laguna bed dalay nidaamkii hore ee do wladn imada, sida lagu caddeeyay heshii ska la saxiixay.
Xildhibaanka ayaa sheegay in heshiis kan uu baal-marsan yahay Dastuurka, isla-markaana la gu xad-gudbay awooddii Baarl amaanka Soomaal iyeed, sida uu hadalka u dhigay
"Habraacyada iyo hannaanka lagu hirgelinayo ee uu goluhu soo saaray waxay baal-marsan yih iin qodobka 47-aad ee Das tuurka dalka ee dhi gaya in Golaha Shac abka ah uu leeyahay awoo da dejinta shur uucda la xiriirta xisbiyada iyo door asho oyinka heerka dowladda federaalka ah” ay uu qoraalkiisa ku yiri ergayga gaarka ah ee mad axweyne Xasan Sheekh.
Sidoo kale wuxuu tallaabadan ku macn eeyay in loo qaaday dhanka muddo koror siga oo uu ku tilmaamay inuu yahay aafo siyaasadeed oo halis ku ah dowladnimada. "Muddo kororsigu wuxuu ka mid yahay afar aafo siyaasadeed oo halis ku ah dow lad dhiska curdunka ah ee dalkeenna. Sa babtuna waa afartaaba inay astaan u yihiin kali-talisnimo iyo xukun isku koobid dumi nada xuk unka taagta daran ee ay ku taa gan dowladnim ada dalkeenna” ayuu qor aalkiisa sii raaciyay xildhibaan C/C.Warsame. Waxaa kale oo uu sii raaciyay "In la beddalo nidaamka Baralamaani ga ah, loo na guuro nidaamka madaxtooyada waa go’ aan u baahan talo siyaasadeed iyo taag eero bulsho”.
Dhanka kale, waxa uu soo hadal qaa day khil aafka siyaasadeed ee haatan u dhexeeyo DFS iyo & Puntland, isaga oo madaxweynaha u soo je ed iyay inuu qanciyo oo miiska wadahadalka ku soo celiyo Puntland, sidoo kalena Punt land dhan keeda aysan ku awood sheegan in aan laga tegi karin.
Ugu dambeyn wuxuu ku baaqay in la qabto shi rweyne wadatashi qaran ah oo ay ka soo qeybg alayaan siyaasiyiinta iyo qeyb aha kala duwan ee bulshada si looga soo saaro talo mideysan oo ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka iyo sida loo wajahayo
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoob ay oo Cambaareeyay weerarkii Al-shaba ab ee Saldhiga Buula mareer
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoo bay An to nio Guterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii dhawaan kooxda Al-shabaab ku qaadeen Sal dhiga degmada Buula mareer ee gobolka Shabeell aha Hoose ay ku leeyihiin ciidanka AT MIS, gaar aha an kuwa kasoo jeeda dalka Ug anda.
Antonio Guterres ayaa ugu hore yn tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay weerarka, isagoona Ca afi maad deg deg ah u rajeeyay da dka ku dhaawacmay weerarkaas.
"Xoghayaha Guud wuxuu si kulul u cambaar eynayaa weerarkii dhowaan lagu qaaday fariisinta Howlgalka Kalaguurka ah Midowga Afrika ee Soo maaliya (ATMIS), ee ay ka howlgalaan ciid anka nabad ilaalinta ka soo jeeda Yugaandha, ee ku yaalla magaalada Buulo Mareer, gobolka Shabeel laha Hoose, Soomaaliya" ayaa lagu yiri bayaan uu soo saaray Afhayeenka Xoghayaha guud ee Qaram ada Midoobay Antonio Guterres.
Xoghayaha Guud ayaa dhamaan ciidanka ATM IS ee Midowga afrika ku bog aadiyay, waxqa badkooda ay ku taageerayaan nabadda iyo xasi lloonida dalka Soomaaliya.
Gabagabadi Xoghayaha Guud ee Qaramada Mi doobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay bee sha Caalamka in ciidanka ATMIS ay ku garab ist agaan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ka socda qaar ka mid ah gobolada dalka Soo maaliya. Hadalka Antonio Guterres ayaa imaanaya iya doo Jimcihii lasoo dhaafay kooxda Al-shabaab weerar culus ay ku qaaday Saldhiga ciidanka AT MIS ee magaalada Buula mareer, kaasoo ay Al-shabaab sheegtay iney ku dishay 200 oo askari.
Uganda oo loogu baaqay inay Ciidamad eeda kala baxdo Soomaaliya kadib weer arkii Buulo-Mareer.
Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Ma dasha Xis biga Isbedelka Dimuqraadiyad eed ee dalka Uganda Har old Kaija ayaa sheegay mar uu Warbaahinta kula hadlay Xarunta Dhexe ee Xisbiga FDC ku leey ihiin Caasimadda dalkaasi ee Kampala ayaa sheeg ay in dowladda looga baahan yahay inay Ciidam adeeda kasoo saarto Soom aaliya.
Waxa uu sheegay inay Uganda no qo tay Qalab aad muhiim ugu ah Nab ad-Ilaa linta Mandiqada, balse aysan ka macaas hin Hawlgalkaasi ay Cii damadooda ka wad aan Soomaaliya. Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga FDC waxa carrabka ku dhuftay inay jiraan dalal ay ka mid yihiin Maraykanka iyo UK oo iyagu ka macaa shay Dagaallada noocaa si ah.
"Waa inaan xitaa ku casuunaa dalal kale ee Cii ddanka xooggan haysta, sida Koonfur Afrika, Ma sar iyo Sacuudiga oo aan la mid ahayn Cii ddanka Uganda” ayuu yiri Harold Kaija oo intaasi ku daray inuu Musuq ka jiro Cii ddanka Uganda ee loo daad-gureeyo Som alia. Waxa uu tilmaamay inay nasiib-xumo tahay inay qaar ka mid ah Ciiddanka Ug anda ee UPDF bixiyaan Laaluush si loo xaqiijiyo Daad-gur eyntoodaSomalia, si ay Dhaqaale ahaan uga mac aashaan. Harold Kaija waxa kale oo uu ka dhawaaj iyey inuu Taliyaha Guud ee Ciiddanka UPDF oo ah Madaxweyne Museveni ka war hayo Qodd obkaasi, balse uu weli ka Aamusnaan ya hay.
Dhanka kale, Afhayeenka Ciiddanka Difaaca Uganda, Sarreeye Guute Felix Kulayige waxa uu ka jawaabay eedeynta Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga FDC u jeediyey Ciiddanka Uganda ee qey bta ka ah Hawlgalka Nabad-Ilaalinta Afrika ee ATMIS "Uma aynaan bixin macaash, mana nihin Cal ooshood-u-shaqaystayaal.
Waddankan waxa uu Ciiddamo ugu daa bulay So malia Hawlgalka Pan African mis sion, oo ay ansix iyeen Ururka Midowga Afr ika iyo QM” ayuu yiri Afh ayeenka Ciiddan ka Uganda.
Nibiri "basaas ah" oo lagu arkay xeeba ha dalka Sweden Nibiri Cad
Nibiri lagu eedeeyay in uu Ruushka bas aas u ah aan jiray ayaa lagu arkay xeebaha dalka Sweden, si da ay sheegtay hay'ad la socota nibiriga nooca loo yaqaan Beluga. Nibiriga oo gudaha looga yaqaan mag aca Hval dimir ayaa markii ugu horaysay la gu arkay xeebaha dalka Norway sannadkii 2019 isaga oo xiran suunka astaan Ruush ah.
NIBIRI
Isagoo sanado badan ku qaa tay safar uu si tartiib tartiib ah ko onfur uga soo kicit imay waqoo yiga fog ee Norway, nibiriga ayaa bilihii lasoo dhaafay dardar galiyay dhaq dhaqaaqiisa biyaha Norway.
Hay'adda OneWhale ayaa shegtay in sababta ka danbeysa dhaqdhaqaaqiisa degdega ah aanay cad dayn. Nibiriga tame beluga ayaa markii ugu horey say ku dhawaaday doomaha Norway ee u dhow jas iirada Ingoya afar sano ka hor. Jasiiraddan ayaa 258 mayl u jirta Mu rmansk, halkaas oo ay saldhig ku lee yihiin ciidamada Ruushka ee Northern Fleet loo yaq aan
. Waxa la ogaaday in uu xidhan ya hay suun ay ku rakiban tahay kamarada GoPro. Arrintan ayaa hors eedday baaritaan ay sameysay hay’adda sirdoonka gudaha ee Norway, taasoo markii dambe BBC-da u sheegtay in nibiriga ay u badan tahay inay tababaren
ciidamada Ruushka XIGASHO:-BBC
SSC-Khaatumo oo sheegtay in 2 qof oo shac ab ahi ku nafwaayeen miino ay ciidamada Somaliland dhulka ku aaseen
SSC-Khaatumo ayaa sheegtay in 2 qof oo sha cab ahi ay ku nafwaayeen miino ay ciidamada So maliland dhulka ku aaseen, deegaanka Sii-xawle ee gobolka Sool.
Afhayeenka Guddida 33-ka SSC Cabdirisaaq Maxamed Xasan Fall aalug, ayaa sheegay 2 qof oo xoola dhaqato ahi ay ku nafwaayeen miino ciidanka Somaliland dhulka ku aaseen.
"Jabhada argagixisada ah ee SNM waxay dhi baato ka gaystay dooxada Sii-xawle, meel laam iga u dhow ayay ku aaseen miino, miinadaasi wax ay la kacday rag dhallinyaro ah oo xoolo wata, geel ayay halka kula kacday, waxa ku dhintay 2 nin oo dhallinyaro ah oo xoolaha watay" ayuu yidhi Fallaalug.
Ciidamada Somaliland ayuu ku eedeeyay in ay gaysanayaan tacadiyo xuquuqda aadanaha ka dhan ah, isaga oo sheegay in miinada dunida la ga mamnuucay, sida uu hadalkiisa u dhigay. Miin ada ayuu sheegay in ciidanka Somaliland difaac ka dhiganayeen.
"Waxaanu u sheegayna adduunka cidkasta oo arrimaha caynkaasa loo gudbiyo in arrinta ay ga ysatay jabhada argagixisada ah ee SNM si dha khso ah wax looga qabto laguna ciqaabo" ayuu yidhi Fallaalug.
Shacabka ayuu ugu baaqay in ay ka foojina adan, marka ay marayaan wadooyinka magaaloo yinka soogalaya.
Kaararka codbixinta doorashooyinka Somali land oo Beri billaabanaya.
Guddiga Doorashooyinka Maamulka Somali land ayaa ku dhawaaqay in kaar qa ybinta dadkii ka qaybqaatay diiwaangalin ta doorashadu uu bil aabmi doonto Beri oo taar iikhdu tahay 31 bishan May. Koomiishanka Doora shoo yinka ayaa mun aasibad lagu qabtay magaalada Hargaysa ku shaaciyay bilowga qaybinta kaarka cod bixinta, iyado shaqa alihii iyo gaadiidkii qay binayay kaararka loo kala diray gobolada. "Koomiishanka doorashoyinka Somaliland wuxuu ku wargalinayaa dhamaan dad kii ka qaybqaatay diwaangalinta codbixiyayaa sha 2022/2023 in kaar qaybinta codbixiy ayaashu ay si rasmi ah uga bilaabmi doo nto Somaliland 31, May, 2023, waxayna socon doontaa 10 maalmo od ayaa lagu yiri” Fariin kasoo baxday koomiish anka do orashooyinka. Inkasta oo ay bilaabantay qaybinta kaarka codbixintu, ma jiro wakhti cay iman oo la hubo in doorashooyinku ku qabsoom ayaan, isla markaana muddo 9 bil lood ahayd oo koomiishanku hore u she egay in doorashada ma daxtooyadu ku dhacayso ayaan suuragalin
. Dhinaca kale, wali lagama heshiin doorashada hor qabso omaysa, ta madaxtooyada iyo doora shada ururada, mucaaradka ayaa raba inta ta ma daxtooyadu hor qabsoonto halka xukuu maduna rabto ta ururada hor dhacdo. Bilihii la soo dhaafay ayaa waxaa Somaliland ka taagnaa khilaaf la xirii ray arrimaha door ashooyinka oo u dhaxeeyay Xukuumadda iyo mucaaradka, kaas oo aan weli wax xal ah laga gaarin
AKHRISO: SAFIIRKA MAREYKANKA LARRY AND RÉ OO FARRIIN CAJIIB AH UGA TEGAY SOOMAA LIDA
Safiirka shaqada kasii dagaya ee Marey kanka u qaabilsna arrimaha Soomaaliya, Larry André Jr ayaa qormo cajiib ah ku maca-salaameeyay Soomaaliya oo muddo ka shaqeynayay. Larry ayaa qormadii san cinwaan uga dhigay "Mahadsanid Soomaaliya” wuxuuna ku aamanay Soomaalida dib usoo kaba shada iyo horumarka ay sameynayaan, isaga oo si gaar ah u bogaadiyay cidankee nna geesinimada ay muujiyeen iyo sida ay u xoreeyeen bulshooyinkooda.
"Dagaalka harsan, iyadoo la ade egsan ayo tababaro iyo qalabayn, Mareykanku wuxuu sii wadi doonaa taageerada uu sii naayo dowladda Soomaaliya iyo ciidamada ammaanka si loo ball aar iyo madax-bann aanida Soomaaliya lana gaarsi iyo dhamm aan dhulkeeda oo dhan.”
Amb. Larry ayaa sidoo kale waxa ka dhawaaji yay inuu ku rejo weyn yahay mustaqbalka Soomaal iya, uuna ixtiraam buuxda u hayo horumarka dadkee du gaar een, isaga oo ka codsaday madaxda siyaa sadda Soomaaliya inay sii wadaan inay dalkan horumariyaan.
Hoos ka aqriso qormadiisa oo dhameystiran;
Mahadsanid Soomaaliya
Waxaa qoray Danjire Larry André, Jr.
Diblomaasiyiinta Soomaaliya jooga – run ahaantii dunida dacaladeeda – waxa ku habboonaan lahayd inay raacaan taladii Abwaankii weynaa ee Soomaal iyeed Hadraawi u ku tiriyey gabaygii Sirta Nolo sha:
Hadalkana sar weedhiisa
Una saaf qofkii waaya
Ha ka tegin sarbeebtiisa
Hana gelin sursuur oodan
Hana lumin sargoyntiisa
Hana liqin sangaabtiisa
Ha ku saxan badheedhkiisa
Runta sogordoh haw yeelin
Ha suldaarin dooddiisa
Sisibaa wadaaggiisa
Sababee abbaartaada
Hana badin su’aashiisa
Sarrifkiyo tilmaantiisa
Saddex erey halkii dooni
Soddon yaanay kaa qaadan
Siddi-qabaxi yay raacin
Sare haw dhig-dhigin luuqda
Gacantana ha saydh-saydhin
Hana odhan wax sawliila
Anigoo raacaya tusaalaha Ustaadka hadalka, ere yada aan oron lahaa waa "Mahadsanid, Sooma aliya.”
Waad ku mahadsantihiin wada shaqayn ta wac an. Suuqyadii faaruqsanaa ayaa dib u soo noola aday. Dugsiyadii ayaa dib loo furay.
Wadooyin maritaankooda halis ahaa ayaa hadda u banaan ganacsi, sahleyna safaradda qoysaska dib ugu midoobeen. Iskaashigeena amni wuxuu sahley bulshooyinkii dulmanaa ee baadda iyo xagjirnimada inay ku noolaadaan nabad oo ay bilaabaan inay dib u dhisaan horum arkooda.
Waxaa aad ii dhiiri galisay geesinimada ay muuji yeen ciidamada iyo dukaanleyda sida ay u xoreey een bulshoyiinkooda. Da gaalka harsan, iyadoo la ad eegsanayo tab abaro iyo qalabayn, Maraykanku wux uu sii wadi doonaa taageerada uu siinaayo da wlad da Soomaaliya iyo ciidamada amm aanka si loo bal laariyo madaxbannaanida Soomaaliya lana gaarsiiyo dhammaan dhulkeeda oo dhan.
Waad ku mahadsantihiin tusaalaha wa naagsan. Intii aan safiirka ahaa, waxaan fursad u helay in aan la hadlo Soomaalida ku nool Hargeysa ilaa Kisma ayo iyo meelo badan oo Soomaaliya ka mid ah. Iy adoo wada sheekeysiga qaar uu ahaa mid aad u ad ag, ayaa intooda badan waxa ay igu beertay in aan ku farxey sida ay Soomaalidu heer kasta oo ay tahay bulshada uga go’an tahay in ay si buuxda u soo nooleeyaan dalkooda.
Waxaan ka fikiraa aabaha reer Hiiraan oo ii she egay in wiilkiisa askariga ah uu jecel yahay Soomaa liya iyo dadkeeda iyo rabitaankiisa inuu u dhinto. Mid ka mid ah madaxda bulshada magaalada Baydhabo ayaa iiga waramay sida ay ugu dadaala yaan hay’ad aha samafalka inay diiwaan geliyaan ragga, haweenka, iyo qoysaska si loogu ogolaado inay hela an gargaar aad loogu baahan yahay inta lagu guda jiray abaarta.
Ardaydii yarayd ee reer Muqdisho ayaa dhoolla caddaynaysay mar ay ka sheekaynaysay wax-akh ris, waxaanay ku haminaysa inay macallimad noq oto. Kuwani waa sheekooyinka dhirigelineyso dib u soo noolaynta buuxda ee Sooma aliya.
Tani waa sababta Maraykanku ugu rajo wayne yahay Soomaaliya midaysan, xoog badan, oo dimuq raadi ah, sababta aan u ahaanayno saaxiib la isku halayn karo oo dhinaca amniga ah iyo samatabbix inta bini’aadantinimo ee ugu weyn.
$1.3 bilyan oo gargaar ah oo ka timid Mareyk anka – in ka badan 70 boqolkiiba dhammaan deeq aha bini’aadantinimada – waxay ka hortagtay maca luul waxayna jooj isay gaajo. Biyo nadiif ah oo la ca bbo iyo daryeel caafimaad oo degdeg ah oo ay bix isey dowlada Maraykanka ayaa ka hort agay in uu dillaaco daacuunka iyo jad eecada.
Si ay Soomaaliya u dhisato dal miday san, adag, oo dimuqraadi ah, waxay u baa han tahay dhamm aan dadkeeda.
Waad ku mahadsantihiin rabitaankiina. Markii aan imid bishii Janaayo ee sannad kii lasoo dhaafay, waxaa jiray qaar ku hanj abay in Soomaaliya ay dib ugu laaban do onto rabshadihii iyo sharci-darrada 1990-meeyadii. Waxaa jiray kuwo kale oo rabay in Soomaaliya hore u socoto.
Muuqaaladaasi waxa ay xasuusin weyn u ahaa yen in guulihii aynu ka gaarno goob aha dagaalka, suuqyada iyo fasalada ay si degdeg ah u baabi’in karaan hagardaamo oyin siyaasadeed oo aragti gaaban iyo da no gaar leh. Waxaan ka codsanayaa madaxda siyaasadda Soomaaliya inay sii wad aan inay dalkan horumariyaan.
Waxaa ni eegaya in ka badan 100,000 oo arday oo dib ugu soo laabtay iskuullada iskaashiga ka dhe xeeya wasaaradda wax barashada iyo USAID. Waxaa ni eegaya 8,000 ee beeralayda ah ee ku xir an su uqyada oo ka faa’ideysta qalabaytan fars amo oyinka waraabka beeraha ee la wanaajiyay oo ay maalgelisay dowlada Maraykanka.
Waxaan markii ugu horreysay booqday Soomaal iya 2001, 22 sano kaddib, waxaan ku rajo weynahay mustaqbalka Soomaal iya, waxaana ixtiraam buuxda u hayaa hormarka dadka Soomaaliyeed gaareen.
Saaxiibtinimadeyda iyo dadka Sooma aliyeed way sii jiri doontaa inta noloshayda ka dhiman. Ma hadsanid, is arag dhambe Soomaaliya.
Safiirka Maraykanka Larry André
Larry André waxa uu ahaa Safiirka Mar eykanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya laga soo bilaabo Janaayo 2022 ilaa May 2023.
SOOMAALIYA: LABADA MAGAALO EE UU MARO HALKA WEBI, BALSE BIYO LA'AAN IYO FATAHAAD KA KALA CABANAYA
Labadii todobaad ee ee lasoo dhaafay magaal ada beledweyne waxaa ka jirtay xaalad fatahaad ah, laakiin gobolka oo ku xiga ee Shabeele hoose beer olaydu waxay ka cabanayaan biyo la’an.
Beeroleyda ku sugan, degmada Janaale oo 413KM u jirta magaalada Bele dw eyne ayna wadagaan wabiga shab eelle ayaa kamid ah kuwa caban aya. Sidoo kale deegaannada, Bu ulo-mareer golweyn, oo ka tirsan isla gobolka shabeelada hoose ay aa wabiga oo biyo yareeyay waxay ku qas abtay in ay ceelal matooro saaranyahiin, beerahooda biyo uga doontaan.
Xuseen Cusmaan Waa’suge oo ah Afhayeenka Beeroleyda Gobolka Shabeel ada Hoose, ayaa qaba in arrintaan sabab u yihiin beeraleydu.
"Qulqulka biyaha wabiga oo aad u ya raa, ayay haddana dadyowga qaar, biyahii wabiga xidhayaan si’ay beerahooda ugu leexiyaan, taasna waxay saba btay in wa bigii qulqulkiisii hakado; waana musiibo runtii in arrintaan cid wax ka qabanaysa oo
ka hadlaysaaye ayna jirin,” Ayuu yiri.
Xuseen, sideedii bilood ee lasoo dhaa fay beer tiisa ayuu ku waraabinaayay ceel biyood, markii uu rejo qab ay in uu helo biy aha wabigana qulqulka biyaha oo hakaday ayaa sababay in ayna biyo soo gaadhin, waxuuna sheegayaa in beeroleyda iyo da dka caadiga ah oo biyaha ka xidha me elo kala du wan, iyo gudaha wabiga oo aan la caro qaadin ay marwalba sababto in wabiga meelna ka fataho, me elna dadku biyo la’aan ka ahaadaan.
"Illaa kuntuwaareey waxaa jirta xaalad biyo yari ah oo baahsan, magaalada Jana alena beerahii m oosku qaarkood way qala leen oo wax lagu waraab iyo oo biyo ah ma jiraan.” Ayuu Khadka taleefanka iigu she egay Xuseen.
Qoraalka sawirka,
Muddo laba todobaad ah, Baladweyne wa xaa dhex jiifaha biyaha wabiga oo ku soo fatahay.
Hadii aan u laabano Baladweyne iyo deegaanada ku xeeran, oo uu ku fatahay isla wabigaan, dalagya dii u baxaayay bee raleyda oo xilligii goosadka joog ay ayaa dhulka la sinmay. Arrintan ayaa dhibaate ysay qoysaska beeroleyda ee nolol maalm eedkoo du ku tiirsanaa beeraha.
Maxamed Isaaq Macallin, aabe 37 sa nno jir ah oo dhalay 9 carruur ah, 12 kii sa nno ee lasoo dhaafay waxuu ahaa beero leey nolol maalmeedka reerkiisa kasoo saarta dalagyada kala duwan ee ugu bax ay aay beertiisa, Berise Maxamed wax ba faraha kuma hayo oo beertiisii waxaa burburiyay fatahaadda wabiga. Maxamed ayaa yiri: "Muddo 12 sanno ah ayaan halkaan wax ku beeranaayay, waligey ma arag biyo fatahaaddan oo kale; noloshayadoo dhan beerta ayay ku tiirsa nayd, laakiin hadda waxba meel aan u dha qaaqo xiitaa ma garanaayo, ninweyn oo xaafad joog ah nolol maalmeedkiinna laga sugaayo baan noqday.”
Cabdullaahi Cali Faarax waa waa gud doomiye ku xigeenka iskaashatada Aaran ee Gobolka Hiira an, waxuu ii sheegay tiro dhan 289 beeroleey ah oo ka tirsan iskaa shatada Aaran ay saameyn mugleh ku yee sheen, fatahaada wabigu. "Fatahaadani waa mid runtii saamayn xun ku yeelatay si guud beerala yda gobolka Hiiraan annaga ka iskaashato ahaanna si aad ah bay noo saamaysay, beer hooseedyo (Green Hous es) badan oo wabiga jiinkiisii ka dhisn aa ayay burburiyeen fatahaadu, si dhibyara wax aan ugasoo kaban doono ma’aha” ay uu yidhi Cabd ullaahi.
Magaalada Beledweyne ayaa si ba’an looga dareemayaa sare u kac ku yimid qii maha qudaarta la gado, tanagga qudaarta ah oo markii hore qiimo ahaan aan dhaafi jirin $5 ayaa maraya $30, 100 xabo ee liin dhanaanta ah oo markii hore joogtayna 2 dollar-na waxay maraysaa $5.
Maxamed Isaaq
XIGASHADA SAWIRKA,ABDISH UKRI HAYBE
Qoraalka sawirka, Maxamed Isaaq, 12 kii sanno ee lasoo dhaafay waxuu ahaa beeroleey nolol maal meedka reerkiisa kasoo saarta beertiisa.
"Markii hore qudaarta magaaladu wa xay ahayd mid dabaqad walba iibsan kar to,” ayuu yiri Cabd ullaahi "Oo bulshada danyarta ahi dadka ayay ula sinaayeen in ay adeegtaan Berise; xaaladdu sidii wa yka duwantahay; beerahiina biyo ayaa bur buriyay, waxyaabo yar oo suuqa yimaada na qiimo ahaan cid walba ma gadan karto.”
Beeroleyda Maxamed Isaaq oo kale ah ee gob olka Hiiraan ku nool ayaa wajahaya caqabad nol oleed, nolosha qoysaskooda, oo dalagyada beeraha ugasoo go’a ku tiir sanaa, Beri waxba faraha kuma haya an. Labo reer uu Maxamed leeyahay iyo carruu rtiisa oo sagaal ka koobanba waxay ku tiirsanaayeen beerta oo Beri gabi ahaanba ay biyahu burburiyeen siduu she egayna aan illaa muddo bil ah biyaha galay ayna ka qalali doonin.
"Carruurta lacagtaan waxbarashada ka ga bixin jiray xiitaa Beri ma garanayo meel aanka keenno marka macallinkooda isoo waco, meeshii markii wax lay weydii yaba aan babaay, yaanyo, qajaar, yaanyo, masago yaryareey iyo balka kasoo qaadi jiray Beri waad biyaa ku jira.” Ayuu yidhi Maxamed Isaaq oo labo wiil oo uu dhalay hortiisa ku ciyaarayaan.
Tani waa is-diido, waa labo gobol oo da lka ku wada yaala wadaagga wabiga shab eelle. Beerol eyda ku kala sugan, kuwo wax aa beerahoodii burb urisay fatahaadda, kuw ana beerahoodii waxay la ba’ayaan biyo la’aan.XIGASHO:-BBC
CABISTA SIGAARKA IYO ISTICMAALKA TUBA AKADA WAXAA KA DHASHA
HALIS CAAFIMAAD
Beri oo kale 31 Maajo danad walba waxaa loo ast eeyay, maalinta caalamiga ah ee joojinta cabista Si gaarka & tubaa kada,(WORLD NO TOBACCO DAY) taa soo looga gol leeyahay in bulshada caal amka lo oga wacyigeliyo khatarta isticm aal ka tubaak ada noocyadeeda kala duwan.
Hay’adda Caafimaadka Addu unka ee WHO ayaa diirada saart ay sanad kan 2023 sidii loo joojin lahaa cabis ta siga arka iyo Isticmaalka Tubaakada iyadoo hal-ku-dhig ga sanadkanna uu yahay "WAXAA LOO BAAHAN YAHAY BEERISTA DALAGYA DA BEE RAHA EE LOOMA BAAHNO BEE RISTA TUBAAK ADA "WE NEED FOOD, NOT TOBACCO” taasoo lo ola jeedo dhiba atada beerista tubaakadu ay u ge ysanayso dhanka dalagyada beeraha, deegaanka iyo bulsha daba.
Isticmaalka Tubaakada ama cabitaanka sigaarka waxay noqon kartaa : cabista sig aarka, Siigarka, Ba yb-ka, Shiishadda, tub aakada la ruugo ama la ca laliyo, midda da anka la gashado, iwm. Intaasoo dhanba waa khatar haba ku kala badnaadeene.
Guud ahaan adduunyada cabista sigaarka ama isticmaalka Tubaakada wa xaa lagu qiyaasaa 1.3 bil yan qof iney isti cmaasho Beri. Ku dhawaad Hal bil yan (80%) waxay ku nool yihiin waddamada soo koraaya.
Cabista sigaarka wuxuu sababaa dhima sho degd eg ah ama cimri gaabad, waxaa na la sheegaa in sa nad walba ay u dhint aan sigaar cabista qiyaas dhan 8 milyan oo qof, in ka badan 7 milyan waa dadka si tooska ah u caba sigaarka halka 1,200,000 oo qof ay yihiin dadka sida dadban ku caba sigaarka (Second-hand Smoke).Isticmaalka Tubaakada iyo Cabista sig aarka waxaa la sheegay iney ku jiraan in ka bad an 7,000 maado oo kiimika ah oo boqolaal ka mid ah ay yihiin sun, 70 ka mid ahna ay sababi karaan cu durka halista ah ee kansarka. Waxaana ka mid ah maado oyinkaas: Tar, Arsenic, benzene, formal dehyde, carbon monoxide, amooniyo iyo qaar kaloo badan. Waxaa kaloo ku jira ma adada Nicotin-ka oo sababta in la qabat imo sigaarkajir ahaan iyo maskax ahaa nba. Dadka sigaarka caba khatarta uu u ke eno waxay ku xiran tahay waqtiga dheer ee uu isticmalayey iyo xaddiga uu ka isti cmaalo.
Waxaa kaloo jirta in qofka haddii uu joojiyo istic maalka tubaakada ama sigaar ka waqti hore in khatarta cudur ee uu keen ayo iney sii yaraan karto.
Cabista Sigaarka & Saameynta Caafimaadka
Cabista sigaarka iyo isticmaalka tubaakada waxay sababaan 25 cudur ku dhawaad waxaana ka mid ah kuwa ku dhaca wadnaha iyo xididdada 20-30% (He art attack and Stroke), wuxuu kaloo sababaa cud ur ada sambabka ku dhaca sida Chronic Obstructive Pulmonary Disease (COPD) (Sambabka oo weyna ada ama adkaada Emphysema iyo Chronic Bronchi tes); wux uu kaloo sababaa cudurka kansarka ku dhaca sambabka 30-35 %. Kansarka Dhu unta iyo Afka (larynx and mouth), kansarka ku dhaca hungu ri-wadeenka (Esophagus), Pancreas-ka, Caloosha, Beerka, Xametida, xiid maha, Kaadi-heysta, Qabsina da, Ilma galeenka. Wuxuu kaloo keenaa dhalma la’a anta ragga iyo haweenka. Waxaa xusid mudan in 85% uu ragga ku keeno Caniinimo ama raganni mada uu waayo.
Haweenka uurka leh wuxuu ku keenaa in ay ilmihii dhiciso ama ay dhasho ilmo miisaan hoose ama neefqabad qaba (asphyxia) ama u horseeda dhimasho ke dis ah (sudden death).
Wuxuu kaloo caawiyaa cudurka gast ritis wux uuna badiyaa laabjeexa joogtada (GERD), wuxuu kaloo daahiyaa bogsasha dda boog calooleedka (Peptic Ulcer).
Sidoo kale sigaarka wuxuu yar eeyaa dhumaca xididdada dhii gga u qaada jirka intiisa kale taa soo keeni karta in si waafi ah u ga ari waayo dhiiggii ay u baahnaay een.
Dhalinyarada da’dooda ka yartay 20 sanno, wax ey 3 jeer ka badan yihiin kuwa da’doodu ka weyn tah ay 20 sanno dhina ca dhimashada deg degga ah.
Xagga maskaxda wuxuu horseedaa hur dadoo ya raata, degganaansho la’aan iyo qeybta fikirka iyo xu suusta oo hoos u dha cda taasoo ka timid xididdada masakaxda oo adkaada (Arthroscl erosis). Wuxuu kaloo isbeddel ku sameeyaa dabciga iyo la dhaqanka bulshada isagoo had iyo jeer acsa abtiisa kacsan tahay.
Cabista sigaarka waxay waxye elo u geysataa Ara gga Indhaha taasoo sababi kara indha la’aan, Maq alka dhagahana wu xuu u keenaa dhego la’aan, si doo kale wux uu sababaa midabdoorsiga ku dhaca Maqaarka, wuxuuna wax yeelo u geystaa dibn aha, ciridka iyo ilkaha.
Waxyeelada Sigaarka iyo Tubaakada
Khatarta kale ee sigaar-cabistu waa qof ka ka ag dhow meesha lagu cabayo (sec ond-hand smoke) sida guryaha caruurtu joogaan ama goobaha bulshada isugu tima addo kuwaasoo neefsanaaya ama qaad anaaya qiiqa sigaarka agagaarkooda lagu cabaayo, kaasoo la sheegay in khatartii cu duradii la soo sheegay ay ku dhici karaan qiyaas dhan 25-30%.
Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) wu xuu horey u soo saaray Qaraar mam nuucaaya cabista sigaarka ee goobaha bul shadu ay ku kulmaan sida: suuqyada, garo omada, goobaha waxbara shada, hot ellada & maqaaya daha, basaska & baabuurta ka le. Sidoo kale waxaa reebban xayey siinta, suuq-geynta sigaarka iyo tubaakadaba looga sameeyo Iddacad aha, telefishinna da, iyo baraha bulshada.
Waxaa kaloo jirta in canshuurta tubaakada iyo sig aarka kor loo qaado si loo yare eyo isticmaalkooda loona daryeelo caafima adka bulshada.
Bulshada Soomaaliyeed 30 kii sano ee u dambeysay oo bu rburka, dagaalada iyo ba rak aca ay jireen waxaa si xaddi leh u kor dhay tirada sigaarka cabta gaar ahaan dha linyarada da’da yar. Waxaa ka loo kordhay dadka Shiishadda isticmaala dhalinyaro iyo dad waaweyn kuwaasoo ku keeni karaaya mus taqbalka dhibaato weyn oo dhanka caafimaadka ah.
BAAQ
Waxaan dhammaan bulshada Sooma aliyeed u gu baaqayaa meel kastoo ay joog aan iney joojiyaan cabista sigaarka iyo istic maalka tubaakada bacdamaa diinteenna Islaamka aysan oggoleyn in nafta la tahluu keeyo iyo iyagoo sababaaya khatartii caaf imaad ee aan kor ku soo sheegnay.
W/Q/ Prof/Dr. Cusmaan Maxamuud Dufle.
XIGASHO:BBC


0 


HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 1-DA JUUN 2023-KA
..