HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 30-KA MAY 2023-KA

0
Tuesday May 30, 2023 - 08:35:26 in Wararka by
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M.TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 30-KA MAY 2023-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

HADAL JEEDINTA MADAXWEYNAHA JFS EE FURITAANKA KALFADHIGA

 3AAD EE BAARLAMAANKA JFS


1. Guddoonka labada gole ee BFS;

2. Ra’iisul Wasaaraha XFS

3. Xildhibaanada labada gole ee BFS;

4. Mudanayaal iyo marwooyin.

Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu;

Ugu horreyn, waxaan u mahad cel inayaa ALLE SWT ee inoogu nimce eyay in si nabad ah isugu nimaanno goobtaan si aan u gudano waajib ka mid ah waajibaadyada ay shacabke ena inoo xilsaaray.

Marka xigta, waxaan doonayaa in aan si rasmi ah hortiina idin kugu boggaadiyo xilgudashadii nii xeerdejineed ee Kal-fadhigii 2aad kaasi oo aad ku an sixiseen kow iyo toban sharci oo muhiim u ah fulinta da naha Qaranka sida adkaynta amniga, korriinka dhaqaalaha iyo soo celinta iyo hagaajinta adeegyada asaasiga u ah shacabkeena oo uu ugu horreeyo aqoonsiga Qaranka.

Sidoo kale, waxaan idinku boggaadinayaa dhisidda Gud diga Barlamaaniga ah ee u xilsaaran dib-u-eegista, la-soc odka iyo hirgelinta Dastuurka iyo ansixinta xubnaha Gud diga Madaxa-bannaan ee dib-u-eegista iyo dhaqangelinta Dastuurka kuwaas oo hormuud u ah dedaalka dhammaystir ka dib-u-eegista Dastuurka.

Hadaljeedintayda furidda Kal-fadhiga 3aad waxaan ku dul-istaagayaa arrimo ay ugu muhiimsan yihiin: amniga; qa abaynta nidaamkeena siyaasadeed iyo dhammaystirka arrimaha masiiriga u ah Qaran-dhiskeena iyo horumarrada laga sameeyaydhaqaalaha iyo kobcintiisa.

1. AMNIGA:

Markii xilka dalka la ii doortay bishi May 2022, amniga dal ka waxaa uu ku sugnaa xaalad aad u murugsan. Waxaan la kowsannay oo aan dhaxalnay ciidan si weyn u kala qa ybsan oo faraha kula jira siyaasadda. Waxaan durbadiiba qaadannay tilaabooyin dhiig-joojin ah iyo kuwa ku saleysan istraatiijiyada mustaqba lka dhow iyo midka fogba.

Shalay oo aan xilka hayno muddo sannad ah, waxaan ku guuleysannay inaan xaalad middi hore aad uga wanaag san oo lagu faani karo suurtagelinno. Waxaan dib u habay nay ciidamadda, waxaana dib u soo celinnaykala damb eyntooda iyo wada shaqayntooda kana fogeeynay in ay ku milmaan siyaasadda.

Dadaaladaas iyo kuwa kaleba, waxey inoo sahleen in howgallada dib-u-hanasha da amniga dalka iyo ciribtirka Khawaarijta Al-shabaab laga soo hoyo guulo waaweyn wax ku ool ah.

Waxaa dib loo hantay oo gacanta geesiyaalka ciidamad da Qaranka iyo shacabka Soomaaliyeed soo galay dhul aad u ballaaran oo muddo toban sano ka badan ay ka tal inayeen Khawaarijta Al-shabaab.

waqti dhaw, waxaa dib u billaanabanaa wejiga 2aad ee howlgalladaasi kaasi oo noqonayaa midka lagu soo afjaro jiritaanka Khawaarijta Al-shabaab haddii ALLE oggolaa do.

Khawaarijta Al-shabaab waa cudur daa wadiisu tahay dabargoyn. Dowladda aan anigu hoggaamiyana waxaa ka go’an in la ciribtiro Al-shabaab, loogu tago goob iyo god ka sta oo ay ku jiraan. Waxaan aammi nsanahay in dagaalkoo du yahay waajib dii ni ah oo ay tahay inuu qof kasta oo mus lim ah ka qaybqaato.

Annagoo aragtidaasi ka duuleyna aya an abaabulnay cu lumaa’udiinka Sooma aliyeed, waxayna si geesinimo leh u ga soo saareen fatwo diini ah oo ku aaddan Khawaarijni mada Al-shabaab.

Waxaan, sidoo kale, taageero iyo garab istaag uga raad sanay cid kasta oo nala garabgeli kar ta dagaalka xaqa ah ee aan kula jirno kha waarijta sida arxanka darrada ah u ho rtaag gan in dadkeenu ku noolaadaan nolol kara ama leh.

Waxaan rabaa in aan labada gole ee Barlamaankeena sharafta leh hortiisa ho osta uga xariiqo in dagaalka Al-sha baab uu san ahayn mid siyaasad geli kara. Dhiigga iyo am niga shacabka Soomaaliyeed ma ah mid siyaasad iyo gor gortankeeduba ka fur an yihiin. Sidaa daraaddeed, waxaan aaminsan nahay iney waajib tahay in laga foga ado isqabq absi kasta oo siyaasadeed oo fursad looga mashquulo u abuuri kara Khawaaarijta Al-shabaab.

Haddii aan intaasi uga gudbo deda alkeena ku aaddan ciribtirka Khawaarijta, waxaan doonayaa in aan idin la wad aago shaqada baaxadda leh ee ka qabsoontay sugidda a mniga Caasimadda oo isbeddel badan laga dareemayo. Is beddelkaas wux uu ku yimid dib u habeyn iyo dib u eegis la gu sameeyay hay’addaha amniga ee caasimada ka howlga la iyo wadashaqayn tooda. Waxaan sidoo kale la kordhiyay ti rada ciidanka ee sugayo amniga caasi mada kuwaas oo qaatay tababbar ciidan oo aad u sarreeya lehna anshax wa naag san oo ay kula dhaqmaan shacabka ay ilaalinayaan sharaftooda iyo badqabkooda. Sidoo kale, dhismaha iyo tayeynta ciid amada ayaan sii labo jibaarnay waxaana inoo suurtagashay in qaar kamid ah saa xiibada caalamka ay inaga saacideen tabo barka kumanaan ciidan ah oo la ware egi doono sugidda amniga iyo kala dambeynta dalka. Ciida mada cusub ee aan tababar nay mudada aan xafiiska joo gnay waa dhal inyaro Soomaaliyeed oo laga soo xulay dha mmaan deegaanada dalka, waxeyna dhabbo cusub u jeexi doonaan soo celinta sharafka iyo karaamada dalkeena.

2. DHAMMAYSTIRKA HOWLAHA MASIIRIGA U AH QARAN-DHISKEENA

Mudanayaal iyo Marwooyin, sida aad ogtihiinba, tan iyo markii la ii doortay xilka Madaxweynaha JFS waxaan gudd oomiyay lix kulan oo Golaha Wadatashiga Qaran oo ah ma dal lagu gorfeeyo heshiis-siyaasa deedna looga gaaro arri maha masiiriga ah ee Qarankeena horyaalla oo ugu horree yaanfederaalaynta dalka iyo ilaalinta wadajir ka iyo midni mada dalka iyo dadkaba.

Mahad haka gaartee ALLE SWT, kula maddii u qabso omay Golaha Wadatashiga Qaran, waxaa ka soo baxay he shiisyo siy aasadeed oo tobankii sano ee la soo dhaa fay horay loo dhaqaajin waayay. Waxaa he shiis siyaasadeed laga gaaray arrimaha ay ka mid yihiin:

1. Hannaanka Doorashooyinka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

2. Astaynta awoodaha hay’adaha dowladda ee heerarka kala duwan.

3.Federaalaynta nidaamka garsoorka dalka.4. Federaala ynta arimaha maaliyadda.

5. Qaabaynta amniga Qaranka.

Heshiisyadaan waa kuwo siyaasadeed oo ay dhici karto, mararaka qaar, in Golaha Wadatashiga Qaranka ku kala ar agti duwanaa. Hase yeeshee, Waxaanan la isku diidanayn oo aan la isku colaadinayn in qof ama hay’ad ay ka yeelan karto aragti gaar u ah. Hase yeeshe, waxaa muhiim ah in aragtidaasi noqon dabar ku xiran dham meystirka howlaha masiiriga ah ee dowlad dhiska gaar ahaan Dastuurka JFS oo aan heshiis kunnahay in la qabyo tiro.Mudanayaal iyo marwooyin;

Sida aad la socotaan, dhismaha jamhu uriyadda 3aad ee ka soo billawday Carta wuxuu jirsaday 23 sano isagoo soo maray duruufo iyo marxalado kala duwan. Mudda da asi 23-ka sano ah talada dowladnimadu waxay marba gacanta ugu jirtay siyaasi, oday dhaqameed iyo ergo tiradoodu koo ban tahay iyadoo mar kasta ay maqnayd kaalintii ay lahaa yeen muwaadiniinta Soom aaliyeed ee ay ahayd in dowlad oodu noqoto mid ku timid kuna shaqaysa rabitaa nkooda. Tani waxay keentay in dowladnim adeenna aan u maareyn weyno sida dad yowga kale ee dunida u maareeyaan dow ladnimadooda.

Sidoo kale, Xaaladdaasi waxay sabab tay in dowladnim adeenna iyo dadkeenuba noqdaan kuwo ku nool cabsi, arg agax, ga rgaar iyo kaalmo dibadda uga timaada iy adoo dal keenu lagu sheego inuu yahay dal hodan ah oo ALLE SWT ku mannaystay khayraad kala duwan.

Si arrimahaasi aan soo sheegay looga gudbo, waxaan u baahannahay in aan dib isu qiimayno oo aan guddoonsan no talo aan uga baxno hubanti la’aanta ku haree raysan gu ud ahaan mustaqbalkeenna gaar ahaan dowladnimaadee na isla markaasna aan gaarsiinno in dadkeenu ka baxaan gacan hoorsiga iyo faqriga una dhaqaaq aan dhinaca horu marka, isku filnaanshaha iyo hodantinimada kuwaas oo ku imaan ka ra in dalkeenna u helno maalgelin gudaha iyo mid dibedda ahba kuwaas oo ku xiran in dowladnimadeenu ta hay mid ku dhisan talada dadkeeda iyo sarraynta sharciga.

Sidaaa daraaddeed, Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) wuxuu gaaray go’aanno siyaasadeed oo billow wanaagsan u ah talo u dhaxaysa dadkoo dhan. Golaha Wad atashiga Qaranku wuxuu ku heshiiyay in la dhiso dowlad sharciyad leh, ku dhisan rabit aanka shacabka Soomaaliyeed oo qaa di karta himiladooda.

Goluhu wuxuu isku raacay in talada loo celiyo muwaadi niinta Soomaaliyeed oo la siiyo fursad ay ku doortaan cidda ay ku aa mminayaan dowladnimada ha noqoto hee rka do wladaha hoose oo ay ka mid yihiin deegaannaddii laga xor reeyay ama, haddii Alla idmo, laga xoreyn doono khawaar ijta Al-shabaab ee heerarka dowladaha hoose, DXDF ama golayaasha Dowladda Federa alka. Sidoo kale, Goluhu wu xuu isku raac ay in jaanta isla helaan heerarka dowlade ed ee aan kor ku soo sheegay. Intaa wax aa dheer in Goluhu ku talinayo in nidaam ka xukun-hoggaamineed ee JFS no qdo ma daxtooyo oo gacan ka gaysan kara in is qab qabs iga siyaasadeed ee horay loo soo arki jiray looga gudbo. Mudanayaal iyo marwooyin, Baarlamma anka sharafta leh;

Waxaan rabaa in dadka Soomaaliyeed ka meyro welwel ka, walbahaarka iyo cabs ida laga dhex tusiyay heshiisyada siyaasad eed ee Golaha Wadatashiga Qaranku gaa ray.

Waxaan rabaa inaan Shacabka Soo maaliyeed u cadde eyo in heshiisyadaani yihiin TALLABTII 1 AAD EE LOO Q AADAY DHANKA SAFAR KUN KM AH,. Heshiisyadaan Waxaa u dhimman talada Shacabka Soomaaliyeed iyo hay ’adaha dowliga ah ee matala shacabka Soomaaliyeed oo uu ugu horreeyo Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ma jirto cid dadka Soomaaliyeed ku xukumi karta xoog iyo dirqin. Ujeeddada go’aannada Goluhu gaaray ayaa ah in talada siyaasadeed ee dalka dib loogu celiyo Shacabka Soomaaliyeed.

Sidaa daraaddeed, waxaan rabaa inaan kula dardaarmo dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in HAYAANKA LOOGA GUURAYO FADHIIDNIMADA SIYAASAD EED ee DHISMAHA DOWLAD QARAN aan laga RAADIN dano si yaasadeed, balse lagu eego dareen u adeegaya dadaalk eena wadajirka ah ee an dib ugu yegleelayno dhismaha do wlad qaran ee si dhab ah u hana qaadda.

Ugu dambayn, waxaan ka codsanayaa Barlamaanka F ederaalka Soomaaliya in inta uu ku gudajiro Kal-fadhigiisa 3aad siiyo mudnaanta ugu sarraysa iskuna howlo dhamm aystirka dib-u-eegista Dastuurka isagoo ku salaynaya he shiisyada siya asadeed ee uu gaaray Golaha Wadatash iga Qaranka, si fursad loo siiyo muwaadin kasta oo doonaya in uu taladiisa ku kordhiyo dhammaystirka dib-u-eegista Dast uurka iyo sidoo kale hortabin siinta sharciyada kale ee muhiimka u ah xoojinta qeyb aha kala duwan ee horumarin ta dowlad dhisidda sida sharciga

XAFIISKA HANTI-DHOWRAHA GUUD EE DOWLADDA

3. DHAQAALAHA

Mudanayaal iyo marwooyin;

Haddii aan u soo noqdo Dhinaca dhaqa alaha waxaa ho wl wanaagsan laga qabtay dhammaystirka daynt-cafinta dalkeena oo fure u noqon doonta in aan awood u yeel ano kobcinta dhaqaalaheena sida fududey nta maalgashiga gu daha iyo kan dibadd aba ee khayraadka kala duwan ee dal keenu leeyahay oo taniyo markii ALLE SWT nagu manays tay aynaan si waxtar leh uga faa’iidaysan.

Xildhibaannada sharafta lahoow, walaa layaa, Sida aad ogsoon tihiin, arrinka dayn-cafinta waa mid soo socday mu ddo toban sano ah oo saddax dowladood isaga kala dam beeyeen. Waxaan boggaadinayaa in geedi-socodka dayn-cafintu uu marwaliba ahaa mid ka caaggan siyaasad oo la bada heer xukuumadeed oo Jamhuuriyadda ay si wadajir u ga shaqaynayeen in nagala cafiyo daynta.

Arrinkaasi wuxuu suurageliyay in aan buuxinno sideetan boqolkiiba (80%) shuru udihii ku xirnaa dayn-cafinta, waxaa na filay naa in dabayaaqada sannadkaan, 2023, nalaga cafi yo deynta kaddib 10 sanno oo aan ku soo jirnay geeddi-soc odka deyn caf inta.

Si la mid ah arrinka la dagaalanka Khawaarijta iyo ad kaynta amniga dalka, waxa an rabaa in halkaan ka caddee yo in dayn-cafintu tahay mid uu shacabkeennu ku dhe efs an doonaan Ilaahey idinkiis. Sidaa dara addeed, dayn-cafin tu waa in ay noqotaa mid ka caaggan siyaasad oo aan lagu tolin rabitaannada siyaasadeed ee

kala duwan ee siyaasiyiinta dhex oolli kara. Si kale had dii aan u dhigo, dayn-cafintu siyaasadayn ma geli karto.

Mudanayaal iyo marwooyin;

Waxaan doonayaa inaan boggaadiyo dedaalka Xukuum adda Federaalka Soomaaliya billowday ee ku abbaaran la-dagaalanka musuq maasuqa iyo xatooyada xoo laha dadw eynaha. Marna loo dulqaadan maayo in shillinka laga soo qaado wadaha bajaajta,gobadha jidka hareertiisa ku gadda shaahiga, ganacsadaha kale iyo qofkasta oo magaca dow ladnimo looga qaado xoolo in qof ku dheefsado oo guryo iyo hanti ka sameeysto. Waxaa naga go’an in cid kasta oo xadda xoolaha dadweynaha la marsiiyo waxa uu sharcigu ka qabo oo aanan la isugu aabbayeelin. Fariintayda ayaa ah " Xoolaha dadweynaha hala nabadgeliyo.” Ugu dambayn, waxaan hadaljeedintayda ku soo gunna anadayaa si waafaqsan qodobka 90aad ee Dastuurka JFS in Kal-fadhiga 3a ad ee Barlamaanka FS uu inoo furan yah ay.

WA BILLAAHI TOWFIIQ WSC WRWB

FARMAAJO oo caddeeyay mowqifkiisa ku aadan heshiiskii golaha wadatashiga

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Md. Ma xamed Cabdullaahi Maxamed (Far maajo) oo war qoraal ah soo saaary ayaa ka falceliyay qo dobadii kasoo baxay shirkii xubnaha Golaha Wadatashiga ee lagu soo xiray magaalada Muq disho. Farmaajo oo caddeeyay mowqifkiisa ay aa taageeray heshiiskan oo dhigaya in doo rasho qof iyo cod ah ay ka dhacdo dalka, sidoo kalena uu yeeshay ma daxweyne iyo ku xigeen.

Qoraalkiisa ayaa Farmaaho waxa uu ku she egay inuu soo dhaweeynayo dhamma an go’a anadii kasoo baxay shirka, gaar ahaan arrim aha quseeya doorashooyinka.

"Waxaan soo dhoweynaynaa mabaadiida gu ud ee lifaaqa heshiiska hoggaamiyey aasha Go laha Wadatashiga Qaranka ay ga areen 27/5/ 2023, gaar ahaan arrimaha khu seeya doora shooyinka heer degmo, dow lad goboleed iyo heer federaal oo ay shac abku si toos ah u doo ranayaan wakiill adooda” ayuu qoraalkiisa ku yiri madaxw eyne hore Farmaajo.

Sidoo kale waxa uu intaasi kusii daray in dad ka Soomaaliyeed ay muddo dheer su gayeen in codkooda kusoo doortaan madaxda ay rabaan, taas oo ah fursad kale oo muhiim ah.

"Muddo dheer ayaa shacabka Soomaal iyeed ay sugayeen in ay mar kale arkaan madax iyo wakiillo ay codkooda ku door teen, oo ku sal aysan nidaamka xisbiyada badan” ayuu yiri

Dhanka kale madaxweyne hore Farma ajo ayaa xusay in qodobada soo baxay ay taaban ayaan dastuurka, sidaas darteedna loo baahan yahay in la sameeyo wadatashi qaran, maada ama go’aanadan ay saamey nayaan nidaamkii hore ee dalka ka jiray.

"Sida ku cad qodobada lifaaqa Heshiis ka Golaha Wadatashiga Qaran waxaa uu xambaar san yahay qodobbo masiiri ah oo si toos ah u taabanaya qodobbo dastuuri ah, waxna ka bed delaya haykalka ama qa ab-dhismeedka dow ladda Soomaaliyeed, sidaas darteed waxaa lag ama maar-maan ah nidaam kasta oo loo guur ayo inuu noqdo mid looga heshiiyo wadat ashi heer qar an ah (WADAR-OGGOL)” ayuu fariin ta ku soo gabagabeeyay Farmajo.

Farmaajo ayaa noqday siyaasigii ugu horree yay ee soo dhoweeya heshiiskii siya asadeed ee ay gaaren Golaha Wadata shiga Qaranka oo dhowaan lagu soo gaba gabeeyay Muqd isho.

Si kastaba, dad ka faallooda arrimaha siyaa sadda ayaa rumeysan in Maxamed Farmaajo uu rabitaankiisa iyo fursad kale uu ka dhex ark ay heshiiska, maadaama la sheego inuu yahay mid kamid ah madax weynayaashii soo maray ee waddan ee haddan ugu shacbiyada badan.

Maxay ka wada-hadleen madaxweyne XAS AN iyo hoggaanka SSC?

Madaxweynaha Soomaaliya, Md.Xasan Sh. Maxamuud ayaa Habeen hore qasriga madax tooyada ku qaabilay qaar kamid ah isimada dh aqanka ee gobollada SSC-Khaatumo oo Dorr aad soo ga aray magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa hoggaanka SSC-Khaa tu mo kala hadlay arrinta Laascaanood iyo guud ahaan xaaladaha ku geedaamay gobollada So ol iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.

Inta uu kulanka uu socday madaxweyne Xas an ayaa ka dhageystay Isimada aragtidooda ku aaddan xal u helidda dhibaatada ka taagan Go bolka Sool, isagoo xoogga saarayey sidii loo ila alin lahaa nabadda, wada-noolaanshaha bul sho iyo xasilloonida deegaannaadaas.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo madasha ka hadlay ayaa markale adkeeyey ba aqii dowladda ee ku wajahnaa dhinacyada ku dagaallamay Laascaanood kaas oo salku ku ha yey in xal aan xabbad ahayn lagu wajaho xaaa ladda.

"Dowladda Federaalka Soomaaliya waaa ay ka go’an tahay in ay doorkeeda nabadeynta iyo fududeynta wada-xaajoodka ay qaadato, si loo joojiyo dhiigga qulqulaya” ayuu yiri.

Dhinaca kale Isimada SSC ayaa Madaxweyn aha uga mahad-celiyey kulankan iyo soo dha weynta wanaagsan, waxaa ayna bogaadiyeen mowqifkii xukuumadda ee masiirka Sool, San aag iyo Ceyn.

Sidoo kale waxa ay soo bandhigeen aragti dooda ku aaddan xaaladda taagan, dhi baat ada jirta iyo caqabadaha nololeed ee soo food-saaray dadka deegaanka kuwaas oo ka dhashy dagaalka.

Dhaq-dhaqaaqan Muqdisho ku billowday ee ku aadan arrinta Laascaanood ayaa kusoo aad aya, xilli maalmihii u dambeeyay ay istaageen dagaalladii ka socday maga aladaasi.

Arrintan ayaa uga sii xoojin karta eed eynta dowladda federaalka uga imaaneyso dhanka Somaliland oo marar badan dhaliilo xoogan uso o jeedisay xukuumadda Muqdisho.

Shariif, Kheyre, Gaas, CC iyo madax kale oo ka horyimid heshiiskii golaha wadata shiga

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo madax hore oo ay kamid yih iin Xasan Cali Kheyre iyo Cu mar Cabdirashiid, Cabdiweli Sheekh iyo Shariif Xasan ayaa si ad ag uga horyimid war-murtiyeedkii kasoo ba xay shirkii Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka.

War-saxaafadeed ay si wada-jir ah usoo sa areen madaxdaan ayaa waxaa lagu cadeeyay in qaar kamid ah qodobada ay soo saareen Gol aha Wadatashiga Qar anka ay yihiin kuwa ba al-marsan shuruu cda dalka u yaalla iyo awood qeybsiga siy aasadeed ee dadka Soomaaliye ed hore ugu heshiiyeen.

"Sidaas daraadeed waxaan soo jeedina ynaa in wax ka beddelka qoddobada dastu uriga ah ee dalka ay shaqadoodu kasoo billowdaan hay’ addaha u astaysan lagana tala-geliyo bulshaw aynta Soomaaliyeed.”

Sidoo kale waxay sheegeen in go’aan ada ka soo baxay shirkii Golaha Wadata shiga Qar anka ay khatar gelin karaan mid nimada iyo wa da-jirka umadda Soomaal iyeed, waxayna ku baaqeen in go’aanada as masiiriga ah ee dalka laga qeyb-galiyo dhamaan dowlad-goboleedya da iyo qeyb aha kala duwan ee bulshada Soo maaliyeed.

"In iyadoo aan si qotodheer looga baara an-degin wax ka beddelka siyaasadeed lagu same eyo habka awood qeybsiga iyo hanaanka dowl adnimada dalka, lagana qe yb-galin dhamaan qeybaha bulshada waxa ay keeni kartaa dib u dhac kalsooni darro iyo tafaraaruq bulsho.”

Sheekh Shariif iyo madaxdaan xilalka du wan kasoo qabatay Soomaaliya ayaa waxa ka le oo ay soo dhaweeyeen in dalka la gaarsiiyo hanaan doorasho qof iyo cod ah iyo xisbiyo ba dan, taasi oo ay aamisan yihiin inay tahay dari iqa kaliya ee dadka Soomaaliyeed ay ku heli karaan xuquuqdood kuna gudan karaan waaj iba adkooda siyaasiga ah, kuna dooran karaan dadka metela, taas oo xoojinaysa dowladn ima da iyo dimuqraadiyadda.

Ugu dambeyntiina waxay ugu baaq een ba arlamaanka JFS labadiisa Aqal inay gutaan wa ajibaadkooda dastuuriga ah, ay na dalka ka ba dbaadinayaan damac kasta oo aan u adeega yn danta guud iyo geedi socodka dowlad dhis ka dalka.

"In marka hore dowladdu ay mudnaan siiso dagaalka Al-Shabaab, tallaaba walba oo siyaas adeed oo culeys ku keeni kartana laga fogaa do, laguna dadaalo sidii dowladn imada loo gaa rsiin lahaa dhulka Shabaab-ka laga xoreeyay,” ayey sidoo kale ku baa qeen.

Waxaa bayaanka si wada-jir ah u soo saar ay; Shariif Sheekh Axmed, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, Xasan Cali Kheyre, Cabdiweli Shiikh Axmed, Cabdiweli Gaas, Shariif Xasan Sh. Aadan, Dr.Cabdinuur Sheekh Maxamed, Hon.Cabdulqaadir Cosoble iyo Dr. Cabdinaasir Cabdulle Maxamed.

Madaxweyne Qoor Qoor” Wada-hadallo ayaan la galeynaa Siyaasiyiinta diidan heshiiska doorashada”

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Gal mud ug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa sheegay in qodobadii kasoo baxay Shirkii Gla ha wada-tashiga Qaran ee ka qabsoomay Muq disho ay yihiin kuwo guul ah oo mudan in loo hambalyeeyo.

Wuxuu sheegay in GWQ ay la fariisan doon aan cid kasta oo tabasho ka qabta qodo badii ka soo baxay kulankii ay ku yeesheen M/Muqdi sho si wax walba xal looga gaaro.

Ugu dambeyn Madaxweynaha DG/Gmudug Md.Qoor-qoor wuxuu sheegay in wax kasta marka la qabanayo ay ka hor imaa nayaan caq abado xoogan, balse uu rajee ynayo in laga gudbo.

Hadalka Madaxweynaha Qoor Qoo ayaa ku soo aadaya xilli ay jiraan siyaasiyiin faraba dan ay diidan yihiin heshiiska doorasho oo ay gaareen Golaha wada-tashiga Qaran.

Axmed Madoobe: Tareenka waa uu socona yaa, cid hor-istaagi kartana ma jirto

Madaxweynaha D/G/Jubbaland, Axmed Ma xamed Islaam (Axmed Mado obe) oo haatan ku sugan M/ Muqdisho ayaa si weyn u dif aacay he shiiskii ay ku gaar een M/Muqdisho, kaas oo do od xooggan dhaliyay.

Axmed Madoobe oo ka qa yb-galay casho sharaf loogu sameeyay Aqalka Dowladda Ho ose ee Xamar ayaa si faah faahsan uga hadlay qodoba dii kasoo baxay shirkii maalmahaanba u socday ee ay dhowaan ku yeesheen xarunta Villa Soomaaliya ee Maga alada Muqdisho.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inay qaateen go’aan geesinimo leh, is la-markaana talada ay dib ugu soo celiyeen ga canta dadweynaha Soomaaliyeed.

"War geesinimo ka badan ma garaneysaan? Nimankii lagu tuhunsanayaa in iyaga ay gacan ta ku heysaan oo waxay rabaan lasoo baxaan inay yiraahdaan dadweynow idinkaa talada idin ku soo celinay” ayuu khudbaddiisa ku yiri Mada xweyne Axmed Madoobe.

Waxaa kale oo uu raaciyay "Qof kastaa oo Shalay Coment-bixinayay waa kii Dorraad lahaa kaligii taliye ayaa meesha ka jira, Axmed Mad oobe wuu iska fadhiyaa liis-buu iska soo qoran wuxuu rabuu sameynayaa, Shalayna wuxuu ra baa talada inuu gacanta ka bixiyo”.

Madaxweyne Axmed Madoobe oo hadalki isa sii wata ayaa xusay in dadka dhaliilaya he shiiskooda looga baayahan inay dadweynaha u caddeeyaan ciladaha uu leeyahay.

"Cidda dood qabtaa bal inta ay dadweynaha si furan usoo hor istaagto ha tiraahdo ciladdaa kow, labo, saddex iyo afar ayaa ii muuqaneysa” ayuu mar kale yiri Axmed Madoobe. Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay in tar eenka uu dhaqaaqay, isla-markaana aysan jirin karin cid hor istaagi karta, sida uu ku dooday madaxweynaha maamulka Jubbaland.

"Qof kastaa oo isku daya inuu hor istaago ma kari karayo hadda, sababtoo ah dadkii hadda way dhaqaaqeen tareenkiina wuu soconayaa, taladiina gacantii shacab ka ayey ku wareegeys aa” ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay Axm ed Maxamed Islaam (Madoobe).

Muxuu R/W Xamza ka yiri qorshaha lagu ba abi’inayo xilkiisa ra’iisul wasaaraha?

Ra’iisul wasaaraha XFS Md.Xamza Cabdi Barre oo Habeen hore khudb ad ka jeediyay munaasab ad ka dhacday xarunta gobol ka Banaadir ayaa ka hadlay arr imo ku aadan heshiiskii uu qa ybta ka ahaa ee ay gaareen xu bnaha Golaha Wadatashiga

Qaran, kaas oo meesha looga saaray xilka ra’ii sul wasaara ha, ayada oo Soomaaliya ay mar kii ugu horrey say yeelaneyso madaxweyne iyo ku xigeen.

R/wasaare Xamza ayaa si weyn u taagee ray qorshahan oo lagu baabi’inayo xilkiisa, wux uuna shaaca ka qaaday inuu soo dhaweynayo ka Xamza ahaan.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dalka oo ye esho madaxweyne iyo ku xigeen aysan ka dhi gnayn in la burburinayo nidaamka federaalka, sida uu hadalka u hadalka u dhigay.

Xamxa ayaa sidoo kale tusaale u soo qaat ay Mareykanka oo ah dal federaalka, sidoo kal ena leh madaxweyne & madaxweyne ku xige en,uuna ugu horreeya dhanka dimuquradiyada.

"Qaar waxay dheheen federaalkiibaa burbu ray oo madaxweyne iyo ku xigeen ayaa la sam eynayaa oo ra’iisul wasaare iyo waxaas waa la tuurayaa marka federaalkiibaa baaba’ay marka muu Mareykan ka baaba’o. Haddii madaxda midka ay u arkeen Soomaaliya inay ku haboon yahay qaateen muxuu yahay dambiga ay gal een?” ayuu yiri ra’iisul wasaaraha.

Waxaa kale oo uu sii raaciyay in arrintan iyo federaaliisamka aysan wax shaqo ah isku lah eyn, ujeedkuna uu yahay in shacabka talada dib loogu celiyo..

Golaha Aqalka Sare oo markii u horeysay xu bin ku yeeshay baarlamaanka Afrika "Wax fede raaliisam la yiraahdo oo shaqo ku leh waxaan maba jirto, isku shaqo maba aha” ayuu mar ka le khudbaddiisa ku yiri ra’iisul wasaaraha xuku umadda Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu farriin u diray siyaasiyiin ta mucaaradka, isaga oo ugu baaqay in la yar eeyo walaaca iyo shakiga la xiriira arrintan.

"Doodu inay noqot dood akadeemig ah oo siyaasi ah oo dadka loo sheegi karo oo la’is hor fariistoayaa fiican,”ayuu hadalk iisa sii raaciyay.

Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayada oo do odo xooggan ay ka dhasheen heshiis kii siyaa sadeed ee ay gaareen DFS iyo DG/Gobolyada, kaas oo lagu go’aamiyay doorasho qof iyo cod ah iyo wax ka beddal lagu sameeyay nidaamka dowliga.

Prof.Cali Maxamed Geedi Oo Soo Dhaweey ay Go’aankii Golaha Wadatashiga Ee Door asha da Qof Iyo Cod Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa taageeray go’aankii golaha wadatashiga Qaranka ee ahaa in dalku aado doora sho qof iyo cod ah.

Qoraal uu soo dhigey barti isa Facebook ayuu Md.Geedi R/Wasaarihii hore ee Sooma aliya ku sheegay inuu soo dha weynayo isla markaan bogaa dinayo go’aan ka ka soo baxay Shirkii Golaha Wadagtashiga Qaran. "Waxaan soo dhawaynayaa isla mar ka asna bogaadinayaa go’aannada warmurtiyeed kii ka soo baxay shirkii GWQ ee Muqdisho 26-27 Maajo 2023.

Halgan qaatay waqti dheer oo loo huray mas kax, maal iyo muruq kaddib, waxa xaqiiqowday riyadii shacabka Soomaaliyeed uu ku hami na yay in uu mar uun helo siyaasad qaran oo khad ka u jeexda tartan xisbiyo iyo doorasho qof iyo cod ah ee bulshadu ay kalsooni ku siiso wak iillada iyo madaxda ay ku aaminayso masiir kee da iyo mustaqbalkeeda.”ayuu yiri Cali Maxa med Geedi.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Gee ddi ayaa ku tilmaamay go’aanadan inay yihiin barnaamij siyaasadeed oo aysan ahayn qod obo dastuuri ama sharci ah.

"Qodobada warmurtiyeedka GWQ waa barn aamij siyaasadeed ee ma ma ahan qodobo da stuuri ama sharci ah; Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud na khudbadiisi ayuu ku caddeeyay in arrintu ay tahay feker ama talo soo jeedin u furan muwaadin kasta iyo dhammaan waxgar adka Soomaaliyeed in ay ka dhiibtaan ra’y igooda.”

Qoraalkiisa ayuu talo ugu soo jeediyay Md. Geedi siyaasiyiinta iyo aqoony ahada dalka;

"Haddaba, waxaan kula dardaarmayaa siy aasiyiinta iyo aqoonyahannada dalku in ay dar saan hindise siyaasadeedkan cusub, ka baar aandegaan, dood-cilmiyeedna ka sameeyaan inta aanay ka didin ama aanay ka falcelinin.

Waa la hubaa in ay ku jiraan qodobo wax ku ool ah iyo kuwa u baahan ka dood id. Wax aa kale oo xusid mudan in aan la meelmarin ka rin wax aanay Soomaalidu heshiis ku ahayn oo aan dastuurka lagu qorin.”

Sidoo kale siyaasiga Cali Maxamed Geedi ayaa kula taliyay madaxda qaranka iyo mas’u uliyiinta dowlad goboleedyada in ay shacabka si dhab ah u fahamsiiyaan qorshahooda:

"Sidaas darteed, Madaxda Qaranka iyo ma s’uuliyiinta dowlad-goboleedyada wax aa looga fadhiyaa inay dadweynaha Soom aaliyeed u diy aariyaan munaasabado wacyigelin iyo aqoon isweydaarsi si looga doodo loona fasiro wixi uu mugdi ku jiro ee ka mid ah warmurtiyeedka GWQ.”

Ugu dambeyntii R/wasaarihii hore ee Soom aaliya Cali Maxamed Geedi ayaa talo u soo jee diyay guddoonada iyo Muda nayaasha Labada Aqal ee B/F/Soomaaliya:

"Ugu dambayntii, Guddoonnada iyo Mudan eyaasha sharafta leh ee Labada Aqal ee BJFS waxaan kula talinayaa inay si taxadar iyo hufna an leh u wajahaan qodobada warmuryiyeedka isla markaasna sharciyeeyaan wixi ka tarjuma ya danaha dadkeenna iyo dalkeenna.”

Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ku kala ar agti duwanaaday go’aanadii ka soo baxay shi rka golaha wadatashiga qaran iyadoo qaar ka mid ah siyaasiyiinta ay ka soo horjeesteen qor shahan halka kuwa kal ana ay soo dhawee yeen.


LAFTA-GAREEN OO XASAN KU AMAANAY HAL ARIN IYO ‘WAXA UU KA YIRI’ GO’AANADII GOLAHA

Madaxweynaha d/goboleedka K/Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen oo Habeen hore khu dbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday xar unta G/ Banaadir ayaa madaxweynaha Sooma aliya Xa san Sheekh Maxamuud ku amaanay si da ay u ga go’an tahay horu-socodka dalka & ka dha beynta.

Lafta-gareen ayaa waxa uu xusay in tan & markii uu tallada dalka yimid mad axweyne Xasan in GWQ uu yeeshay kulamo gaara ya lix, "Markii hal sano loo qeybiyo laba bilood kasta mar ayaa la fariisanayay, waxaa meesha as ka cad in madaxweyne Xasan iyo Golaha ay ka go’an tahay in dalkaan hore u socdo.”

Md.Laftagareen ayaa waxa uu ku tilmaamay go’aanadii kasoo baxayay kulamada Golaha Wadatashiga Qaranka illaa kii u dambeeyay ee dhawaan heshiiska uu ka gaaray doorashooyin ka dalka iyo nidaamka dowladeed, ay yihiin ku wo muhiim u ah dowlad dhiska Soomaaliya, u na hilanayaan mustaqbalka soo socda ee dalka

"Go’aano muhiim ah oo loo baahna oo dow ladnimada iyo dadka Soomaaliyeed ee shacab ka u baahnaayeen maalin walba lagu gaaro, u na baahan in la fuliyo, muhiimna ay u tahay do wlad dhiska Soomaaliya. Marka sida ay Mada sha ku socoto iyo go’aanada dhaxal-galka ah aad iyo aad ayaa ugu faraxsanahay.”

"Sida aaminsanahayna dadka Soomaaliyeed waa wixii ay sugayeen oo aheyd Soomaali mid ah oo wada-shaqeynaysa oo isla wada socota ay dalkeeda dhisato, sidaas darteed go’aanada la gaarayay lixdaas kalfadhi waxay ahaayeen go’aano dhaxal-gal ah oo midba kan kale ka muhiimsana, loona baahna.”

Md. Lafta-gareen ayaa waxa uu sheegay in go’aankii u dambeeyay ee GWQ uu ahaa mid taariikhi ah oo ay Shalay tahay maalintii ugu habooneyd ee la sameyn karay doorasho qof iyo cod ah, lana meel-marin lahaa qodobada ka le ee war-murtiyedkii habeen hore kusoo baxay

"Maalinba meel ayaa loo soo fadhiyay, Haanta waa maalintii ay ugu habooneyd ee la sameyn karay loona dhaqaaqi karay, cid kasta oo niyada ka jecleyd iyo cid walba oo isku day day guusheeda la gaari lahaa ayay ila tahay, iyada runtii aad ayaa ugu faraxsanahay, dadaa lkeeda, fulinteeda iyo ku qancinteeda waajib na saaran weeyi dowlad, shacab & siyaasiyiinba.”

Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo billaabay heshiisiinta Beelo dagaalamay

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Axmed Meyre Makaran ayaa Shalay si rasmi ah u da ah furay shirka dib u hishiisiin ta Beelo walaa lo ah oo dhawa an ku dagaal amay Tuuloo yinka Baarowe yne iyo Mareer eey oo hoosy imaada Jowhar

Shirka ayaa leysugu keenay odoyaasha lab ada dhinac ee dirirtu dhexmartay iya doona ay ka soo qeybgaleen Odoyaasha dhaqanka Gob olka oo qeyb ka ah xal u helida dagaalkaasi Sido kale shirka ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiye kuxigeenka siyaasada Gobolka iyo Gudoomiyaha Degmada Jow har iyo Saraakiil katirsan laamaha amniga

Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhe xe ahna duqa Magaalada Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa sheegay in dagaal qabiil uu dalkeena dib u dhigay loona baa hanyahay in xalwaara laga gaaro

Gudoomiyaha ayaa Odoyaasha dhaqan ka ugu baaqay iney ka shaqeeyaan naba da laba da beelood si uu u baaqsado dhiiga dhalinyar ada ee ku daadanaya sida maalayacniga ah.XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Khaladka laga fahmay heshiiska golaha wadatashiga

Tan iyo markii uu Golaha Wadatashiga Qar anka uu baahiyay War-murtiyeedka shirkii u dambeeyay ee ku yeeshay Villa Somalia, ayaa waxaa xoogeysaneyay walaaca laga qabo heshi isyada ay Madaxda Gola ha ku gaareen shirkaasi.

Madaxdii hore ee dal ka iyo siyaasiyiin miis aan culus leh ayaa si ad ag uga hortimid, iyaga oo ku tilmaamay mid ba al-marsan shuruucda dalka u yaalla iyo awood qeybsiga siyaasadeed ee dadka Soomaaliyeed hore ugu heshiiyeen.

Sidoo kale waxay sheegeen in go’aa nada kasoo baxay Golaha Wadatashiga Qaranka ay khatar gelin karaan midnimada iyo wada-jirka umadda Soomaaliyeed, waxayna ku baaqeen in go’aanadaas masii riga ah ee dalka laga qe yb-galiyo dhamaan dowlad-goboleedyada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaal iyeed.

Haddaba, Maxay tahay arrinta hoos u dhig eysa walaaca laga muujinayo heshii skan?

Aamiin Haaruun oo ah sharci yaqaan degan Minnesota ayaa waxa uu sheegay in go’aan adda kasoo baxay Golaha Wada tashiga Qaran ka ay yihiin heshiis siyaasa deed, oo hadda iyo kow u baahan dhaqan-gelin, ee aysan aheyn qaraar kama damb eys ah oo meel-maraya.

Garyaqaan Haaruun ayaa waxa uu ka dhaw aajiyay in heshiiskan siyaasadeed ee gaareen madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uu ka dhigan yahay "isku-day hal abuur iyo talo soo je edin”, taasi oo u baa han in laga doodo wixii wa naagsan laga qaato, wixii kalena laga tuuro.

"Sharcigan dhaqan-gal ma ahan, sidaa sna maha. Sharci waa wixii Baarlamaanku ansixiyo, guddiyo iyo dooda badan kadib oo hadana mad axweyne saxiixo,” ayuu yiri Garyaqaan Aamiin Haaruun. "Heshiisyadani waa isku day hal abu ur iyo talo soo jeedin loo baahanyahay in laga doodo oo wixii wanaagsan laga qaato, wixii aan fiicnayna laga tuuro. heshiisyadani ugu yaraan waxay furayaan dood iyo aragtiyo wax lagu dhisi karo.”

Garyaqaanka ayaa ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in doodaha noocaan oo kale ah ab uurayaan fursado lagu curiyo fikrado loo aayi karo iyo albaabada doodo Qaran.

"Qaranka waxaa lagama maarmaan u ah in mar waliba doodo lagu jiro lagu hag aajinayo dowladnimada iyo adeegyada dadka loo hayo. Sidaas ayaa haboon in loo fahmo.”

Xigasho: Caasimadda.Net

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo ka qeyb galay Taliyeyaasha Boliiska Bariga Afrika.

Taliyaha Ciidanka Bo liiska Soomaal iyeed, Sareeye Guuuto, Sulub axmed Firin iyo Wafdi Saraakiil ah oo uu hogg aam inayo ayaa Dalka Ethiopia uga qeyb galay kulankii 5-aad oo aan caadiga aheyn ee Taliyeyaasha Boliiska Bar iga Afrika.

Shirka ayaa looga hadlay Xaaladaha nab adgalyo darro ee ka jira Gobolka gees ka Afrika iyo sidii la isaga ka ashan lahaa la dagaallanka waxa loogu yeero Argagi xisada iyo Dambiyada Abaabulan.

Taliyaha ayaa kulan doceed la qaatay dhig giisa Taliyaha Boliiska Federaalka Ethiopia Da mlesh Gabremechael Waldyes.

Galgaduud: 8 ka tirsan dagaalamayaa sha Al-Shabaab oo la dilay, iyo labo sarkaal oo gacanta lagu dhigay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay Shalay oo isniin ah dileen sidd eed katirsan dagaalamayaasha kooxda Al-Sha baab, sidoo kalena gacanta ku soo dhigeen labo sarkaal oo sare.

Dilkan ayaa ka dambeeyay howlgal gaar ah oo ka dhan ah kooxda Alshaba ab ah oo ka dhacay deegaano ku dhow dhow degaanada Galcad iyo Masagawaay ee gobol ka Galgadu ud ee Galmudug.

Taliyaha ciidamada militariga Soomaaliya ee gobolka Galgaduud, Cisma an Cabdullaahi oo wareysi siiyay warba ahinta dowladda, ayaa sheegay in howlg alka uu dhacay xilli ay ciida madu ku jireen roondo, isagoo sheegay in how lgalladan ay guulo ka gaareen.

"Ciidanka Xoogga dalka waxa ay dileen 8 ka tirsan argagixisada, waxaana gacanta ku soo dhigay laba sarkaal oo sare oo u qaabilsanaa sirdoonka iyo canshuur uru urinta kooxdan ee ku sugan gobolka Gal guduud, waxaan u gud bin doonnaa maxk amadaha ay khuseyso si loo soo qabto,” ayuu yiri.

Howlgalladan ayaa kusoo aaday xilli maa lmo ka hor ay ciidamada xoogga dalka oo kaa shanaya saaxiibada caalamiga ah ay kor dhi yeen howlgallada ka dhanka ah dagaalam aya asha kooxda Alshabaab.

Madaxweyne Lafta-gareen oo ka degay Magaalada Baraawe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koon fur Galbeed Cab dicasi is Xasan Maxa med Laft agareen iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa si dii ran loogu soo dhow eyey M/Baraawe ee Caasimada D/K/Galbe ed.

Gudoomiye ku xigeen ka 2-aad ee Baarla maanka D/KGalbeed, Gudoomiya ha G/Shab eelaha Hoose ,Maa mul ka Caasima da Ba raawe iyo Qeybaha ka la duwan Bulshada ayaa wafd iga Madaxweyna ha kuso dhoweyey Gar oonka Diyaaradaha Magaalo xeebedka Baraawe.

Faah-faahinta dagaal xooggan oo ka dhacay DIINSOOR

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo bax aya dagaal xooggan oo ciidamada dowladda Ethiopia ee kamid ah howl-galka ATMIS ee ka howl-galla deegaanada Koonfur Galbeed iyo dagaal-yahaano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dhexmaray degmada Diinsoor ee gobolka Baay.

Dagaalkan oo geystay khasaaro kala duwan, ayaa yimid kadib markii xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weerareen saldhiga ciidamada Ethiopia ee degmada Diinsoor, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Dagaalka ayaa la sheegay inuu socday muddo saacad ku dhow, ayada oo si weyn loo maqlayay dhawaaqa rasaasta ay isku adeegsa nayeen labada dhinac.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in ciidam ada Ethiopia ay adeegsanayeen madaafiic cul-culus, kuwaasi oo si weyn looga dareemay deg mada Diinsooriyo degaannada hoostaga, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

Illaa hadda majiro cid xaqiijin karta khasaar aha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkan, ay ada oo ciidamada Ethiopia ee kamid ah howl-galka ATMIS ay dagaal ka kadib sameeyeen howl-gallo baaritaano ah, wallow aan la shee gin dad ay kusoo qabteen.

Degmada uu dagaalka ka dhacay ee Diins oor ayaa la soo sheegaya in xaalad eedu deg an tahay, waxaana halkaasi gac anta ku haya ciidamada Ethiopia, kuwa dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciida mada dowlad-goboleedka Koonfur Gal beed.

Si kastaba, Dagaalkan ayaa imanaya xilli dhawaan magaalada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose ay ku dagaal ameen ciida mada Uganda ee qeybta ka ah howl-galka ATM IS iyo dagaal-yahaano Al-Shabaab oo weerar ku qaaday, taasi oo markii dambe keentay in ciidamada Uganda ay isaga baxaan magaal ada.

Uganda oo qirtay in qaar ka mid ah askarte eda ay u gacan galeen Al-

Militariga Uganda ayaa markii u horeysay qiray in qaar kamid ah askartooda ay u gacan galeen kooxda Al-Shabaab kadib weerarki ay Jimcihii dagaal-yahaanada kooxda ku qaadeen sal dhiggooda militari ee mag aalada Buulo Mareer.

Afhayeenka ciidama da Uganda Felix Kulaigye ayaa arrintaas u xaqiijiyay VOA, balse mashaacin tirada askarta la qab saday ee u gacan galay kooxda Al-Shabaab.

"Waxay noqoneysa mala-awaal,” ayuu yiri mar la weydiiyay tirada ciidanka la qabsaday. Sidoo kale waxa uu sheegay inay koox u direen Soomaaliya, oo soo baarta xaaladda, kadibna ay warbaahinta la wadaagi doonaan natiijada baaritaankaas.

Dhinaca kale, Sarkaal Soomaali oo codsad ay inaan magaciisa la sheegin ayaa VOA u sheegay in kooxda Al-Shabaab ay qabsadeen ugu yaraan saddex askari, oo kamid ah kuwa Uganda, kadib weerarkii ay kooxda ku qaaday saldhigooda Buulo Mareer. Kooxda Al-Shabaab ayaa dhankooda hore u baahiyay in weerarkii Jimcaha ay ku dileen 137 ka tirsan ciidamada Uganda, hase yeeshe Dorraad tiradaasi wey kor dhiyeen waxayna gaarsiiyeen in ka badan 200. Sheegashadan ma ahan mid si madax-banaan loo xaqiijiyay.

Saldhiga Buulo Mareer ee ciidamada ATM IS, gaar ahaan kuwa Uganda ayaa waxa uu af hayeenka sheegay in xilliga weerarka uu dha cayay ay ku sugnaayeen hal urur oo dhan 221 askari, islamarkaana ay Al-Shabaab buun-buun ineyso tirada dhimashada.

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni oo weerarkaasi ka hadlay ayaa sheegay in wee rarkaasi ay soo qaadeen illaa 800 oo xubnood, wuxuuna qiray inay cagta mariyeen saldhigga ciidanka Uganda ee magaalada Buulo-Mareer.

Museveni ayaa soo hadal qaaday sida lagu jebiyay ciidamadiisa, wuxuuna sheegay in ay ar gagaxeen, taasina ay ka faa’iideysteen xubna ha Al-Shabaab, ee weerarka ku soo qaaday sal dhiga Buulo Mareer.

"Qaar kamid ah askartii halkaas sugneyd ay aan soo bandhigin waxqabadkii laga filayay, ar gagax ayeyna ku dhaceen, taas oo keentay in ay is habeeyaan, Al-Shabaab-na ay ka faa’iid eysteen. Howl-galada Soomaaliya iyo masrax ada kale, waa howl-gallo dagaal ee maaha how lo samafal oo aad ka heli karto gunnooyinka QM,” ayuu yiri.

Musharixii Laga Guuleystay Ee Kilicdaroglu Oo Keligii Talis Ku Sifeeyay Erdogan Kadib Natiijadii Doorashada

Kemal Kilicdaroglu ayaa jeediyay khud bad kulul isagoo ku cambaareeyay dowla dda Madaxweyne Erdogan inay tahay keligii talis.

Hadalka Kemal ayaa ku soo aadaya ka dib markii Erdogan sheegay in uu isaga ku guule ystay doorashada mada xweynaha Turkiga.

Guddiga doorashada dalka Turkiga ayaa markii dambe xaqiijiyay in madaxwey naha xil ka haya uu ku guuleystay markale in uu dal ka hogaamiyo.

Dhinaca kalena, Madaxweynaha Turk iga Recep Tayyip Erdoğan, ayaa taageera yaashi isa kula hadlay afaafka hore ee Xar unta Mada xtooyada ee Magaalada Ankara.

Khudbadiisa ayuu kaga hadlay sida "qofna aan looga guuleysan” iyo in "85 milyan oo qof ay guud ahaan guuleysteen"

Edogan waxa uu intaa ku daray in had da la joogo wakhtigii aan "midoobi lahayn oo aan me el uga soo wada jeedsan lahayn himilooyinka iyo riyooyinka qarankeena”.

Qaraxyo laga maqlay Caasimadda Waddan ka Ukraine

Dhowr qarax ayaa ka dhacay caasim adda Ukraine ee Kyiv, sida ay saraakiishu sheegeen, waana weerarkii 15-aad ee diyaaradaha Russia ay ka geystaan maga alad aas, iyo weerarkii lab aad oo habe enimo ah oo xiriir ah.

"Gantaal ayaa lagu soo riday meel u dhow Kyiv,” Duqa magaalada Vit ali Klits chko ayaa ku yiri kanaalka fariimaha ee Tel egram saacadihii hore ee Isniinta Shalay ah. Wuxuu intaas ku daray in qaraxyo laga maqlay dhowr degmo oo magaalada ah, oo ay ku jirto xaafadda taariikhiga ah ee Kyiv ee Podil, halkaasoo burbur soo dhac ay uu waxye ello u geystay saqafka sare ee guri.

Sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah ee laga helayo duqa magaalada iyo ma amulka ciidamada magaalada, ma jiraan wax khasaare ah oo ka dhashay weera radaas

Weerarkan oo dhacay Shalay ayaa u muu qday mid isugu jiray gantaallo iyo diy aarado aan duuliye lahayn, wuxuuna daba socdaa duq eymihii ugu ballaarnaa oo hab een hore ka dhacay magaalada Kyiv, kaa soo uu ku dhintay hal qof, tiro kalena lagu dhaawacay.

Dad isku qoys ah oo ku dhintay Madaa fiic Ciidanka ATMIS ku garaaceen degaan ka tirsan Sh/Hoose

Wararka naga soo gaaraya degmada Baraa we ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheeg aya in Ciidamada Uganda eek amid ah Ciida mada Midowga Afrika ee ATMIS ay madaafiic ku garaaceen deega anka Mudul-baraawe oo qiyaastii 15km ujira caasimadda Koonfur-galbeed ee Baraawe.

Madaafiicda ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen lix Ruux oo isku qoys ahaa, kuwa as oo carruur ay qeyb ka yihiin, sida uu Warbaa hinta u sheegay Taliyaha Saldhigga Booliska Degmada Baraawe Cabduqaadir Khaldaan, halka ay ku dhaa wacmeen laba Ruux.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidanka ATMIS ay heleen xogta ah in xubno katir san UrurkaShabaab ay isku Abaabula yeen meel aan ka fogeyn deegaanka Mudul-baraawe si ay u soo weerareen, taas oo keentay inay Ciidanka ATMIS duq eeyaan halkaas.

Dorraad ayay aheyd markii Ciidanka Uganda ee katirsan howlgalka ATMIS ay duqeyndad Rayid ah dhimasho iyo dhaa wac ka soo gaar tay ay ku garaaceen deegaanka Buula-mareer, kadib markii halkaasi ay dagaal kula wareege en Al-Shabaab oo weeraray.

Dowladda Soomaaliya ayaan weli ka hadlin weerarka madaafiicda ah ee Ciidamada ATMIS dadka Shacabka ay kudileen ciidamada ATMIS ee ku sugan Gobolka Shabeellaha Hoose..

Madaxweynaha Cusub ee dalka Nigeria oo la dhaarinayo

Bola Tinubu, oo 71 jir ah, ayaa ku guul ey stay doorashadii Febraayo isagoo ballan qa aday inuu dib u cusbooneysiin doono rajada dadka Nageeriya – laakiin wuxuu wajahayaa caqaba do adag oo dhaqaale iyo kuwo amni.

Waxa uu xilka kala war eegayaa mad axweyne Muhammadu Buhari oo xilka hayay labo xilli iyadoo uu jiro sicir barar aad udaran, heerarka deynta lagu leeya hay Nigeeriya oo aad u sareeya iyo kiisas ka sii kordhaya ee afduubka madax-fura shada.

Guusha Mr Tinubu ayaa waxaa diidaan oo maxkamada geeyay labadii nin ee tart anka kul ajiray.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip