HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NESPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 28-KA MAY 2023-KA

0
Sunday May 28, 2023 - 08:14:07 in Wararka by
  • Visits: 489
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NESPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 28-KA MAY 2023-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Korneel Cismaan Jeelle oo aas qaran loogu sameeyey Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Xubinihii Golaha Sare ee Do wladdii dhexe ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa xusay in Ma rxuumku uu door ka soo qaa tay dowlad-dhiska Soomaaliya, isagoo soo noq day Wasiir, Duqa Muqdisho iyo Ergey Madax weyne, kuwaas oo dhammaantood uu ugu sha qeeyey dalkiisa iyo dadkiisa Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa markii ay soo idlaatay salaadda janaasadu waxa uu si gaar ah ugu tacsiyeeyay qoyska marxuumka oo qaar ka mid ah ay ku kulmeen janaasada, is aga oo Alle uga baryey samir iyo iimaan inuu ka siiyo, marxuumkana Jannatul Firdows geyo.

Janaasada Marxuum Cismaan Maxamed Jeelle waxaa ka soo qayb galay, Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, R/Wasaaraha XFS, R/wasaare Ku-xigeenka XFS Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaannada Labada Gole iyo masuuliyiin heer gobol.

Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo xubin ku ye eshay Baarlamaanka Pan-Afrika

Baarlamaanka Pan-Afrika oo la aas aasay 2004-tii, ayaa waxaa ku mideysan 54 dal oo mi dkiiba uu shan xubin oo iskugu jira labada aqal ee baarlamaanada wadan kasta u soo diro.

Sanatar Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo matalaya Aqalka Aare ayaa markii ugu horray say xubin ka noqday Baarlamaanka Pan-Afrika oo xilkaasna si rasmi ah loogu dhaariyay.

Sanatar Samatar ayaa markii la dhaariyay ka dib warbaahinta uga warbixiyay wax yaabihii lo oga hadlay kalfadhiga labaad ee Baarlamaanka lixaad ee Pan-Afrika maadaama uu ka mid ah aa mudanayaashii ka qeyb qaatay doodihii iyo ajandayaashii looga dooday.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la yeeshay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Prof Jawaari

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarl amaanka JFS.Md.Sheekh Aadan Maxamed Nu ur (Madoobe) ayaa Dorraad xafiiskiisa kulan ku la qaatay guddoomiyihii hore ee Golaha Sha cabka Proff. Maxamed Sh.Cusmaan Jawaari.

Kulanka oo ahaa boo qasho, salaan iyo is-xogw areysi ayuu Guddoomiye Sh.Aadan Madoobe warb ixin ka siiyay Guddoomiyi hii hore ee Golaha Shacabka BJFS shaqo oyin ka baaxada leh ee Golaha Shacabka hor yaala iyo shuruucdii uu ansixiyay Baarlamaan ka 11-aad mudada sanadka ahayd ee uu jiray. Sidoo kale labo guddoomiye ayaa isla soo qaaday shuruuc hore oo qabyo aheyd oo u baa hneyn dhameystir, taas oo muhiim u ah horuma rinta iyo hannaanka geedi-socodka dowladnim adda dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagoo tin ah la qaatay Danjire Larry André Madaxwaynaha JFS Md. Xasan Sh.ayaa kulan saagootin ah la qaa tay Danjiraha Dowladda Maraykanka ee Xilka baneeynaya Larry André oo ay dham maatay muddo-xileed kiisii diblum aasiyad eed ee uu ku joogay dalk eenna Madaxweynaha ay aa ku bogaadiyey Danjire Larry, doorka uu ka qaa tay xiriirka iyo iskaashi ga Labada dal, gaar ah aan gar-gaarka iyo arri maha binu aadannima da, dagaalka ka dhanka Alshabaab iyo taagee rada dowladnimada Soomaaliya.

Dhankiisa, Danjire Larry André oo Mad ax weynaha uga mahad-celiyey kulankan ayaa til maamay sida uu ugu faraxsan ya hay wada-shaqeynta ay u muujiyeen dowl adda iyo shac abka Soomaaliyeed, inta uu ku guda jiray gud ashada waajibaadka dibl umaasiyadeed ee loo soo igmaday.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa tilma amay sida ay uga go’an tahay dowla dda iyo shacabka Soomaaliyeed in ay xooji yaan xiriir ka iyo iskaashiga diblumaasiy adeed ee ay la leeyihiin dalalka caalamka, si danaha dadka So omaaliyeed loogu gaa roiskaashi iyo wax- wa da-qabsi.

Maamulka Gobolka Banaadir oo soo saaray amar saameynaya reer Muqdisho

Wareegto kasoo baxday xafiiska guddo om iyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu sha aciyay awaamiir culus oo qaark ood si toos ah u sameynaya shacabka magaal ada Muqdi sho, gaar ahaan milkii laysha aha guryaha ku leh caa simada.

Afhayeenka gobolka Bana adir, Saalax Dhe ere oo amarr adan la wadaagay warba ahinta ayaa marka hore digniin u diray shirkadaha he shiiska Qandaraas kula jira Dowladda Hoose ee Xamar.

Saalax Dheere ayaa xusay in shirkad aha la siiyay fursad 30 cisho ah, haddi ay ku dhaqaa jin waayaan he shiiska Qandar aas ee loo saxi ixay lagala noqon doono.

"Shirkadaha waxaa lala socod siinayaa haddii ay muddo soddon maalmood ah ku dhaqaajin waayaan howlihii loo igmaday in dib loogala no qon doono heshiiskii qanda raas ee lala galay,” ayuu yiri afhayeenka maamulka gobolka Banaa dir oo la hadlay wariyeyaasha.

Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday in 30-ka bisha May dib u eegis lagu sameyn doono heshiiska uu maamulka gobolka Banaadir ho ray ula galay shirkadda qaabilsab nadaafadda, wuxuuna sheegay in qiimeyn guud lagu sam eyn doono shaq adeeda nadaafadda Xamar.

"Fiiro gaar ah shirkadda ka shaqeysa nada afdda Muqdisho ee heshiiska kula jirta maamul ka gobolka Banaadir waxaa dib u eegis lagu sa meyn doonaa 30-ka bisha May sanadka 2023-ka, sida ay horay ugu heshiiyeen maamulka go bolka Banaadir,” ayuu yiri. Afhayeenka ayaa si doo kale xusay in amar adag la dul-dhigay mil kiilayaasha guryaha burb ursan ee ku yaalla magaalada Muqdisho, wux uuna sheegay in maamulka uu faray in muddo 90 cisho ah ay ku dhisaaan guryahooda, si ay qayb uga noqdaan bilicda caasimada.

"Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowlad da Hoose ee Xamar oo ka duulaya bil cda caa simada iyo ka hortegga waxyee lada guryaha burbursan ay u geystaan bulshada ayaa wuxuu milikiilayaasha guryaha burbursan ku leh mag aalada Muqdisho ku wargelinayaa in mu ddo 90 maalmood gudahood ah ay ku daya ctir taan guryahooda,” ayuu sii raaciyay.

Maamullada degmooyinka ayaa sidoo kale la faray inay waajibaadkooda ka guta an dib u dhiska guryahaas, isla-markaana ay milkiilaya asha u fududeeyaan dib u dayactirka.

Amarkan ayaa dad badan oo ka mid ah reer Muqdisho saameyn doono, kuwaas oo qaarko od aysan awoodin inay haatan dib u dayactir aan gurayhooda.

Shariif oo shaaciyay arrin ay horseede yso doorashadii PUNTLAND

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG ah eyd ee Sheekh Sheekh Axmed oo mu uqaal ga ar ah iska soo duubay ayaa ka hadlay doora shooyinkii qof iyo codka ahaa ee 25-kii bisha an May ka dhacay dee ga an ada maamulkaasi, taas oo lagu soo doortay goleyaasha deega an ka 30 degmo oo kamid ah dowlad goboleedka Punt land.

Ugu horreyn Sheekh Shariif ayaa shac ab ka iyo hoggaanka sare ee Puntland ugu hamba leeyay tallaabada ay u qaadeen dhanka dimuq uraadiyadda.

"Shacabka, hoggaanka iyo waxgaradka reer Puntland, wa xaana ugu hambalyeyna yaa ru ntii tallaabtaas wanaagsan ee loo qaaday dhin aca nabadda iyo dimuquraadiy adda,” ayuu yiri.

Shariifka ayaa sidoo kale sheegay in do or ashadan ay horseedi doono in deegaa nada ka le ay ku deydaan , isla-markaana ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah.

"Waxay horseedi doontaa inay goboll ada kale iyo deegaanada kale ee Soomaa lida inay sidaas oo kale uga dhacday. Mar ka waxaan leenahay hambalayo kalye,” ayuu sii raaciyay.

Sidoo kale tallaabadan ayuu ku sifee yey in ay tahay mid horay loo qaaday, isla-markaana dhiira-gelinaya hannaanka dimuquraadiyada ee guud ahaan Sooma aliya.

Waxa kale oo uu intaasi kusii daray in doo rashadan ay muujineyso in laga gudbo hababkii hore ee wax lagu soo dooran jiray, maadaama ay dadweynuhu codeyn karaan.

"Waxaana leeyahay waa tallaabo loo baahn aa oo waqti dheer la sugayaayey oo timid xilli munaasab ah, runtii waa wax dhiira-gelinayo in hannaanka dimuqura adiga uu gaaro meel wal bo, lagana gudbo hababkii kale ee wax loo soo dooran jiray,” ayuu mar kale yiri.

Si kastaba Puntland ayaa haatan ku howlan tirinta codadka doorashadii dhac day oo ay ku tartameen illaa 7 urur siyaasa deed, waxaana haatan la shaaciyay natiijo hordhac ah oo muuji naya inay aad isugu dhowyihiin codadka ay hal een ururada siiba, Kaah iyo Mideeye.


In ka badan 33 kun oo ARDAY ah oo u fariis tay imtixaanka dugsiyada sare

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soo maaliya iyo gobollada dalka waxaa Dorraad si is ku mid ah uga billowday imtix aanka qaran ee dugsiyada sare oo ay qa adesyo was aaradda waxbarasha da, hidda ha iyo tacli inta sare ee dowladda.

Imtixaankan oo ay u fariisteen in ka ba dan 33 kun oo arday ah ay aa waxaa daah-furay, ku simaha ra’iisul wasaa raha dalka, ahna ra’iisul wasaare ku xige enka Soomaa liya, Md.Saalax Axmed Jaamac, waxa ana sidoo kale wehlinayay wasiirka waxba sha da Soomaaliya.

Saalax ayaa marka hore faahfaahin ka bixi yay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo mar ay geeddi socoka waxbarashada, isaga oo sha aciyay in haatan meel wana agsan uu marayo

"Si dhow ayaan ula soconay howsha ka soc otay wasaaradda waxbarashada xilligii hore, do wladdii hore, tii ka horreysay, illaa tan ama ge eddi socoka waxbarashada, wa xaa hubaal in maalinta maalinta ka dambe ysa in tayada wax barasho oo uu helayo muwaadinka Soomalaiy eed ay kordheyso,” ayuu yiri ku simaha ra’iisul wasaaraha Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu guul u rajeeyay dham ma an ardayda Soomaaliyeed ee Dorraad u fariis atay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka.

"Guul iyo gobanimo ayaan u rajeyney naa dad ka Soomaaliyeed, gaar ahaan dha linyarada ar dayda ah ee Dorraad imtix aanka mareysa, imt ixaankana waa furan yahay” ayuu raaciyay.

QM oo war kasoo saartay weerarkii la gu qa ada u xerada ATMIS ee Buulo-Mareer

Dhanka kale, wasiirka waxbashada Faarax Sh.C/dir oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in sanadkan ay imtixaanka galayaan illaa 33,700 oo arday, isla-marka ana lagu galayo 114 goob ood oo ku kula yaalla gudaha magaalada Muq disho iyo gobollada dalka.

"Imtixaanadu waxa ay ka dhacayaan 114 go obood oo dalka qaybihiisa kala duw an ka tir san waxaana ka qayb-galayaa 33,700 oo ar day” ayuu yiri wasiir Faarax Sh.C//dir.

Waxaa kale oo uu sii raaciyay "Waxaan aad iyo aad ugu rajeynayaa ardayda iyo waalidiinto odaba si guul in imtixaanka uu ugu dhamaado,”

Ugu dambeyn wasiirka waxbarashada ayaa soo hadal qaaday cabashada kasoo yeereyso qaar kamid ah ardayda Soomaa liyeed ee ku aadan imtixaanka, wuxuuna sheegay in ka was aarad ahaan ay baaris sameeyeen, isla-marka ana ay kasoo bax day natiijo wanaagsan.

Guddoomiye Abshirow oo xafiiskiisa ku qaa bilay Guddoomiyaha G/Wakiilada Hirshabe elle

Guddoomiye Abshirow oo xafiiskiisa ku qa abilay Guddoomiyaha G/Wakiilada Hirshabee lle Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Gol aha Shacabka Baarlamaanka JFS Md. C/hi Cu mar Abshirow, ayaa Dorraad xafiiskiisa ku qaabi lay Guddoomi yha Golaha Wakiiladda Hir shab elle Md. Cabdixakiin Xaaji Maxamed luqm aan iyo xubno ka tirsan xildhibaanadda Baarl amaan ka Hirshabelle iyo xoghayaha Baarlama anka Hirshabelle. Guddoomiye Abshirow, ay aa ugu horeyn ka wareystay xaalada guud ee deegann ada Hir shabelle iyo halka uu marayo dada alada lagu sifeey nayo kooxda kha waa rijta Argagaxisada ah. Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hir shabelle, ayaa dhankiisa ka warb ixiyay xaa ladaha amni iyo mida guud ee deeg aan nada Hirshab alle, isagoo sheegay in meel wanaagsan ay ma rayaan ladagaallanka Khaw aarijta, iyada oo na dhowaan ka bilaa ban do ona wajiga labaad ee dib u xorr eynta dalka.

Ugu dambeyntii Guddoomiye Abshir oow, ay aa u mahadceliyay Guddoomiyaha Golaha Wa kiilada Hirshabelle iyo xubnaha kale ee la soc day, asigoona sheegay in ay wada shaqeyntoo da ay sii xoojin doonaan diyaarna u yahiin wax waliba oo lagu hormarinayo deeganada Hirsha belle.

Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS oo daah furtay barnaaamijka derdergelinta dadaalla da cudurka dabaysha

Ku simaha ahna wasiiru Dowlaha wasaar adda Caafimaadka Maryama Maxamed Xus een ayaa Dorraad daahfurtay Barnaaamijka De rdergelinta Dadaallada Ciribtirks Cudurka Dabaysha.

Inta uu socdo wajiga 1aad ee Ololahaan wax aan talaal lagaarsiin doonaa ilaa tiro dhan 2, 500,000 oo caruur ah, kuwaas oo ku nool dee ganada ilaa 11 Gobol oo dalka gudahiisa kala du wan ah. Wasiiru Dowlla ha ayaa sheegtay in cud urkani uu beegsa do dhallaanka yar oo ah udub dhaxaadka bul sha da iyo mustaqbalka Soomaaliya ” Cudurka Ilaa hadda, 31 carruur ah oo aan waxba Dorraad san ayaa u naafoobay fayraska dabaysha. taas macnaheedu waa in ugu yaraan 31 qoys oo bu lshadeenna ah ay la dhibaatoonayaan la tac aalidda masiibada carruurtooda ku habsatay (curyaamid joogta ah), iyadoo la heli karo tall aal waxtar leh oo ka hortagi kara cudurkan had dii carruurta loo dhameestiro tallaalka uu ubaa hanyahay”

Wasaaradda Caafimaadka oo gacan ka hel eysa Hay’adaha Caalamiga ah ayaa tallaalka iyo saadka kale u diyaarisay si tallaalka loo gaa rsiiyo dhammaan carruurta Soomaaliyeed mar ka laga soo tago dada allada tallaalka loogu ke enayo qoysa ska guryahooda jooga xilliyada ololaha tallaal ka.

Wasiiru dowlaha ayaa sheegtay inay jirto ma suuliyad damiireed oo dhinaca qoysaska ah si loo hubiyo in carruurtooda la tallaalo ma aha oo kaliya inta lagu jiro ololaha laakiin sidoo kale in ay carruurtooda geeyaan xarumaha caafimaad ka si ay u qaataan tallaalada kale ee muhiimka u ah caruurta ee aan ahayn tallaalka dabaysha.

"Soomaaliya waxay khibrad aad u wanaag san u leedahay ciribtirka cudurka furuqa, ciribtir ka fayraska dabeysha duurjoogta ah ee P1 wax ayna xakameysay dillaacii hore ee cVDPV3. Aqoonta, khibra daha iyo agabka ayaa diyaar ah si loo joo jiyo cudurka dabaysha ee hadda so cda” ayay tiri wasiiru dowlaha Caafimaad ka.

DF oo shaacisay in baaris ku waddo dugsiy ada qaarkood oo ku kacay arrin Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tac linta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soo maaliya ayaa shaacisay inay baaris ku waddo dugsiyada Muqdisho qaarkood, oo dhiganay een arday laga reebay imtixaanka shahaadiga ah ee ka billowday dalka. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa ugu horeyntii waxaa lagu sheegay in arda yda maalmihii dambe ka cabanayay in laga re ebay liiska ar dayda u fariisanaysa imt ixaanka shahaadiga ay yihiin kuwa aan soo marin habra acii sharciga ahaa ee sooyalka waxbarashada.

Wasaaradda ayaa sidoo kale waxay sheegt ay in ardeydaan ay xogtooda arday nimana ay san ku jirin xog kaydiyaha guud ee waxbara shada dalka.

"Waxaa ay Wasaaraddu baaris ku wad daa dugsiyadii sida baalmarsan sharciga sooyaalka iyo hanaanka waxbarashada dalka ku kacay, ee ardaydan aanan xogto oda la haynin ay wax ka baranayeen.”

Wasaaradda ayaa waxay sheegtay in dug sigii ay ku caddaato inay mas’uul ka yihiin fal-dambiyeedkan ay la tiigsan doo nto sharciga, si looga qaado tallaabo sharci ah.

"Wasaaraddu waxa ay u taagan tahay ilaali nta hufnaanta habraaca waxbarasha da dalka. Sidaas darteed, wasaaradda wa xay ku wargali naysaa waalidka Soomaali yeed in ay si weyn uga feejignaadan dug siyada aanan raacaynin habraaca iyo hanaanka sharciga ee u yaalla wa xba rashada dalkal had iyo goorna ay hubiy aan sugnaanta xogta ardaynimo ee ubadkoda.”

Ugu dambeyntiina waxay Wasaaradda Wa xbarashada ay guul u rajeysay dhama an ar dayda Soomaaliyeed ee sida habsa mida u soo dhameystay waxbarashadooda 12-ka sano, ee Dorraad imtixaanka ugu dambeeyay dugsiga sare u fariistay.

"Waxay guul weyn u rajaynaysaa wasa ar addu, dhamaan ardayda Soomaaliyeed ee Dorr aad u fariisanaya imtixaanka shah aadiga ah ee fasalka 12-aad. Waxay was aaraddu si doo kale bogaadinaysaa mas’u uliyiinta, hawl-wade enada iyo ciidamada amaanka ee Dorraad u ta agan sidii ardaydu u heli lahaayeen jawi deg gan oo habsami leh, oo ay imtixaanka shah aadiga ku gal aan.”

Arrintan ayaa imaneysa, iyada oo Dorraad ay magaalada Muqdisho ee caasi mada Sooma ali ya iyo gobollada dalka uu si isku mid ah uga billowday imtixaanka qa ran ee dugsi yada sare oo ay qaadesyo wa saaradda waxb arashada, hid daha iyo tacliinta sare ee dowladda.

Imtixaankan oo ay u fariisteen in ka bad an 33 kun oo arday ah ayaa waxaa daah-furay, ku simaha ra’iisul wasaaraha dalka, ahna ra’iisul wasaare ku xigeenka Soom aaliya, Mudane Sa alax Axmed Jaamac, waxaana sidoo kale wehl inayay wasiirka waxbashada Soomaaliya.


Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kor meer ku tagay qaar kamid degmooyinkii laga xorreeyay Khawaarijta

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Odowaa Yuusuf Raage oo ay wehli yaan taliy aha Ciidanka dhulka Gen. Maxa med Tahliil Biixi,

Taliyaha Ciidamada Howl galada Gaarka ah ee dowlada Mareykanka Col John Bishop iyo sar aakiil kale ayaa booqday degmooyinka Galcad iyo Aadan-Yabaal oo ka mida degmoo yinkii ugu mu hiim sanaa ee argagixsadu laga eryay.

Taliyaha xoogga iyo waftigiisa ayaa kormeeray fariisimaha geesiyaasha xoog ga dalka, waxa ana uu warbixino ka dhage ystay saraakiisha naftood hurayaasha ah ee halkaasi ku sugnaa.

Ruushka oo taageero milatari siinaya dowladda Soomaaliya

Diblumaasiyiin Soomaaliyeed ayaa sheeg ay in Ruushka uu ku yaboohay in uu ka caaw iyo ciidamada qalabka sida ee Soom aaliya da gaalka ay kula jiraan kooxda Al-Shabaab.

Diblumaasiyiintan oo codsaday in aan maga cooda la shaacin sababo la xiriira in aan loo o golayn in ay la hadlaan warfidi yeenka, ayaa sh eegay in Wasiirka Arrim aha Dibadda ee Ruu shka Sergey Lavrov uu dalabkaas ka bixiyay wadahadal uu ku la yeeshay dhiggiisa Soomaal iya, Abshir Cumar Jaamac Haruuse, wada had alkaas oo ka dhacay magaalada Moscow.

Mid ka mid ah diblomaasiyiinta ayaa yiri, "Ruushka wuxuu diyaar u yahay inuu ciidanka Soomaaliya siiyo saadka milateri, si loo xoojiyo dagaalka dowladda ay kula jirto Al-Shabaab.”

Dublamaasiyiintu ma aysan qeexin no ocyada agabka uu Ruushku u yaboohayo Soo maaliya, xilli Soomaalia uu saaran ya hay cun aqabatayn dhanka hubka ah oo Qa ramada Midoobay ay saartay muddo dheer.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Mido ob ay ayaa cunaqabateyntan ku soo rogay 1992-kii ka dib markii ay dillaaceen dagaal sokeeye iyo rabshado kooxeed.

Cunaqabateynta ayaa qeyb ahaan la qaad ay sanadkii 2013-kii si ciidamada am aanka So omaaliya looga caawiyo la dagaalanka koox aha argigixisada.

Dalabka Ruushka ayaa yimid saacado ka dib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaa deen saldhig melleteri oo ciidamada Mido wga Afrika ee ka socda dalka Uganda ay ku leeyihiin deeg aanka Buulo Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose oo qiyaastii 110 KM dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Muqdisho.

Taliyaha Ciidanka Booliska oo kulan lagu da rdar galinayo amniga caasimada la yeeshay Saraakiisha howlgalka Ciiltire

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sar eeye Guuto, Sulub Axmed Firin, ayaa la kulmay Saraakiisha Ciidamada Amaanka ee Howlgalka Ciiltire ka wada Caasimadda.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo dardar galin lahaa Sugida Amni ga Caasimada, Maada a ma muddooyinkii dambe uu ka socday howl galka Ciiltire ee la dagaalanka Khawarijta, Burc ada hub eysan iyo Maandooriyaha.

Kulanka waxaa qeyb ka ahaa Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo taliyaha Boliiska qeybta guud ee Gobolka Banaadir G/ sare Macallin Mahdi.

Taliyaha Ciidanka Dhulka Uganda oo loo soo diray Soomaaliya Kadib weerar kii Al-shabaab ee Buulo Mareer

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee dalka Uga nda (UPDF), Lt.Gen.Kayanja Muhanga ayaa loo soo diray Soomaaliya, si uu u ogaado xaaladihii uu ku dhacay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaa deen saldhigga Ciidanka Uganda ee Buulo Mar eer.

Jimcihii 5-tii subaxni mo, ayaa ciidamo ka ti rsan Uganda oo qeybta ka ah howlg alka KMG ah ee Soomaaliya (ATMIS) la gu weeraray sal dhig ciidan oo ku yaala deega anka Buulo Mar eer oo 120 KM dhanka koo nfur galbeed kaga beegan magaalada caa simadda ah ee Muq disho.

Afhayeenka Difaaca, Brig Felix Kulayije ay aa sheegay in ciidamada Uganda ay si hagar la’aan ah uga go’an tahay howlgal kooda Soo maaliya.

"Taliska Ciidanka difaaca Uganda wa xay ca mbaareyneyaan weerarka ay argagi xisada Al-Shabaab ku qaadeen askarteen na. Si kastaba ha ahaatee, tani kama jooj inayso sida ay noo ga go'an tahay waajib aadka ATMIS ee xaqiijin ta nabadda iyo xas illoonida Afrika,” ayuu yiri Kulayije.

Alshabaab ayaa Dorraad la wareegay xe radii ciidamada Uganda ay ku lahaayeen Buulo Mar eer, kaddib markii ay ku qaa deen weerar culus oo khasaare weyn dhal iyay.

Alshabaab ayaa gacan ku dhigay max aab iis katirsan ciidanka Uganda. Waxay ka loo gu been gaari Taangi ah iyo gaadiid kale oo dag aal. Qaar kamid ah maydadka askarta Ug anda ayaa la arkayay iyagoo daadsan xer ada la wa reeray, waxayna Shabaabku she egeen inay ku dileen weerarka ku dhaw aad 150 askari oo Uganda ah.

Wasiiru dowlahii hore Amniga oo ka had lay khilaafka soo kala dhaxgalay khawa arijta

Wasiiru-dawlihii hore ee Wasaaradda amn iga gudaha XFS oo ka hadlay khilaaf aadka ka dhex taagan horjoogayaasha koo xaha argagi xisada Soomaalida iyo Ajaa nibta ka wada tir san khawar aarijta Al-shab aab ayaa she egay inay sabab u tahay guul darrooyin is xig-xiga ay kala kulmeen ciidanka Xoog ga Dalka kaas oo sabab ay in ay kala shakiyaan.

Md.Farxaan Cali Axmad oo u warra may war baahinta Qaranka ayaa sheeg ay in khilaafaad ka ka dhex oogan khawa arijta uu yimid ka dib Markii ay ku jabeen howlg allada iyo ugaarsiga ay ku hayaan ciidam ada D/ Sooamaliya.

Wasiiru dowlihii hore ayaa bogaadiyay ista raatiijiyadda dagaal ee ay dowladda u dejisay gulufka ka dhanka ah khaawaarijta.

Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo Warqad cabasho ah u gudbisay dowladda

Safaaradda dowladda Mareykanka ee So omaaliya ayaa warqad eedeyn ah u gudbisay Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Soom aaliya Abshir Cumar Jaamac Haruuse, taasi oo ay kaga ca baneysay Safaaradda ilaala da Ray sal wasaaraha

Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.

Safaaradda Mareykanka ayaa askarta ilaal ada dhadhaw u ah labada masuul ku eedeysay iney si xun ula dhaqmeen Kooxda amaanka Sa faaradda Mareykanka intii lagu guda jiray Mun aasabaddii sagootinta ee Safiirka xilka ka deg aya taasi oo lagu qabtey 17-kii bishaan May 2023 M/Muqdisho.

Qoraalka kasoo baxay Safaaradda Mareykan ka ayaa lagu sheegay in ciidamada ilaalada u ah R/wasaaraha iyo madaxweynaha K/ Gal be ed ay hub ula soo baxeen, islamarkaana u gac an qaadeen sadax xubnood oo ka mid ah shaq aalaha Safaaradda Mareykanka ee Soom aal iya.

"Ciidamadeenu waxay ku sugnaayeen iridka goobta ay ka dhacaysay munaasabaddu, ilaala da R/wasaaraha iyo madaxweynaha K/ Galbe ed waxay bahdileen xubno ka mid ah kooxeena ammaanka qaabilsan ilaalada labada masuul ee Raysal Wasaaraha iyo Madaxweynaha dow lad gobaleedka Koonfur Galbeed hub ayay ula soo baxeen wayna u gacan qaadeen saddex xubnood oo ka mid ah shaqaalaha Safaaradda" ayaa lagu yiri warka ka soo baxay Safaaradda Mareykanka.

Warqada eedeynta ah oo ay Safaaradda Ma reykanka u jeedisay ilaalada Raysal wasaare Xamse iyo Madaxweynaha Laftagareen ayaan an wali kasoo bixin wax warcelin ah oo ku aad an eedeynta loo jeediyay ilaalada labadaasi masuul.



TRANSPARENCY OO NOORDIN HAJI KALA NOQO TAY ABAAL-MARIN AY HORE U SIISAY

Hay’adda la-dagaallanka musuq-maas uqa ee Transparency International ayaa dib ugala noqotay abaal-marin ay hore u sii say dacwad oogaha guud ee Kenya ee xilka kasii degaya, sida ay sheegtay Ji mci hii, iyadoo ku eedaysay inuu meesha ka saaray kiisas musuqmaasuq oo caan ah.

Hay’adda caalamiga ah ee qa ybteeda Kenya ayaa sann adkii 2019-kii guddoonsii say Noordin Haji aba al-marinteeda daaca dnimada, isaga oo sheegay in uu xafiiskii sa ku hoggaamiyey dac wado lagu soo oog ay tobannaan kiis oo mus uqmaasuq ah, taas oo loo arkay guul taariikhi ah oo laga gaaray waddan uu ragaadiyay musu qmaa muqu.

Xaaji oo uu madaxweyne William Ruto u ma gacaabay in uu noqdo madaxa hay’a dda sirdo onka, ayaa meesha ka saaray eedeymihii loo haystay dho wr qof oo lagu tuhmay musuqmaas uq kaddib markii Ruto uu la wareegay xaafiiska madaxweynaha bishii September ee la soo dhaafay.

Hay’adda Transparency International (TI) ee Ken ya ayaa sheegtay inay heleen codsiyo dadweyne oo ka dhan ah go’aanka lagu laalay dacwadaha, oo ay ku jiraan ku wii ka dhanka ahaa madaxweyne ku xigeenka Rigathi Gach agua iyo Aisha Jumwa, oo ah wasiir ka tirsan xukuumadda ee Kenya.

"Codsiyadan waxay dhaliyeen eedey mo cu lus oo la xiriira ka noqoshada kiisas musuqma asuq oo ca an ah, oo ay ku jiraan kuwii hore la guu aqoonsaday, taasoo keentay in aad lumiso kalsoonida dadw eynaha,” ayay Agaasimaha Fulinta TI Ken ya Sheila Masinde ku sheegtay warqad loo diray Xaaji Jimcihii.

Gachagua iyo Jumwa labaduba waxay dafire en inay wax khalad ah sameeyeen markii ay dacwaddu socotay.

Madaxweynaha Puntland Oo Madaxtoo Yada Ku Qaabilay Xildhibaan Ismaaciil Cali

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid C//hi Deni, ayaa qaabilay Xildhi baan Ismaaciil Cali Max amed oo kamid ah Xildhibaanada Go bolka Ohio ee Dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu ku jiro Guddoomiyaha Ja aliyadda Soomaalida Gobo lka Ohio Mudane Cabdi Aaden Geesay.

Xildhibaan ka, ay aa ka mid ahaa kor jo ogtada u tim id Doorashadii Goleya asha Deegaanka Puntland ee qabso omtay 25-kii May, wuxuuna maalintii Doorashada bo oqd ay goob aha codeynta, isagoo korm eeray si da habsam ida leh ee Door ashadu u soc otay.

Waxaa kulanka Madaxweynaha kala qeyb galay Xildhibaan Maxamed Ismaac iil Maxamed (Siibad) oo ka mid ah Golaha Wakiillada Dowla dda Puntland, Ahna Gud doomiyaha Urur Siyaa sadeedka Musta qbal, Wasiiro ka tirsan Dowla dda, La-taliye yaal Ma daxweyne, Maamulka Go bolka Bari, kan Degmada Boosaaso, Saraakiil Madaxtooyo iyo marti sharaf kale

WAA KUMA GUDDOOMIYAHA GUDDIGA DOO RASHADA PUNTLAND EE LA AMMAANAY?

Guddoomiye Cabdirisaaq Axmed Saciid

Puntland Dorraad waxaa ka qabsoontay doorashada golayaasha deegaanka taas ka qabsoontay sodon degmo oo ka tirsan maa mul goboleedka Puntl and.

Guddoomiye Cabdirisa aq Axmed Saciid waxa uu qabtay doorashadii u gu horreysay oo qof iyo cod ah oo ka dhacda Soom aliya ilaa tan iyo lixdameeyadii. Ammaan iyo boo gaadin dhanka beesha caalamka ah iyo gobolka ayay hanteen isaga iyo gudd iga la shaqeynaya.

War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxw eynaha Puntland Saciid Ca bd ullaahi Deni ayaa lagu boogaadiyay shaq ada hufan ee ay qabteen guddiga KMG ee doorashooyinga Puntland.

Waxaa xusid mudan in markii uu xilka qabanay ay la qabtay doorashada 3 degmo oo keliya waxaa na guddiga uu hoggaami naya muddo 15 gudohood ah ugu suuro gashay inay xalliyaan caqabado dhowr ah.

"Waxaan imid iyadoo keliya doorashada 3 degmo la qabtay oo ay kukhilaafeen guddoomiyaha iyo dow ladda, guddoomiy aashii la doortay la dhaarin, wax qor shaha oo in doorashada la qabta ah ma diyaarsa nayn, misaaniyad doorashada loogu talaga lay ma jirin, dhammaan waxaas oo dhan waxaan ku xallinay oo aan ku gabgabe ynay sannad iyo shan bilood,” ayuu u sheegay BBC-da guddoomiye Cabdirisaaq.

Haddaba waa kuma guddoomiye Cabdirisaaq Axmed Saciid?

Guddoomiye Cabdirisaaq Axmed Saciid

Guddoomiye Cabdirisaaq waxa sannadkii 1985 ku dhashay degmada Dhaxar ee gobolka Sanaag.

Waxa uu shahaada kooba ad iyo tan labaad ee Jaamacd da ku qaatay dalka Uganda isa goo ka qalin jabiyay kuliyadda Nabadda iyo Xallinta khil afaadka Caalamiga ah.

Cabdirisaaq ayaa sidoo kale sha haada kale oo labaad hadda ka dha meyay jaamacad Talyaaniga ku taal taas oo uu taqasuskeedu yahay qabashada doo rashooyinka.

Ka hor inta uusan noqon guddoomiyaha doora shooyinka Puntland waxa uu ahaa cilmi baare ma shaariic kala soo shaqeeyay hay’ado caalami ah si da Ba ngiga Aduunka iyo Altai Consulting oo fadhi geedu yahay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

Sannadkii 2019-kii ayuu xubin ka noqday guddiga ka hor inta aanan guddo omiye loo dooran bishii Janaayo ee sannadkii 2022 XIGASHO:-BBC

XAJKA 2023: WAX KA OGOW DIGNIINTA SACUUDIGA IYO FURSADDA DADKA KU NOOL AY U HEYSTAAN INAY XAJIYAAN.

Toddobaadyo kaddib, Muslimiin ka kala socota daafaha dunida ayaa la filayaa inay gaaraan magaalada Makah ee dalka Sacuudiga, iyagoo doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka. Si kas taba, tirada dadka aan awoodin inay gutaan waajibkan, oo ka mid ah shan ta tiir ee Islaamka, ayaa kordheysa, sababo la xiriira sicir bararka iyo xaal adaha nolosha, iyo saameynta qiima ha Xajka intaba. Gudaha Sacuudiga waxaa ku nool ajaanib badan oo qaarkood halkaas shaoq u tagay, qaarna degganaansho, balse waxay qaarkood sheegayaan in marka la eego gudashada Xajka, uusan xaalkooda ahayn sida loo maleynayo.

Gudashada Xajka ma u fududdahay ajaanibta ku nool Sacuudiga?

Xajka

Haddii aad moodeyso in Carabta iyo ajaanibta kale ee deggan Sacuudiga in ay nasiib badan yihiin ayna fursad u heystaan gudashada Xajka, waxaan u male ynayaa inaad haatan beddeli doonto fekerkaaga. Jamila Muxamad, oo ah hawe eney Ciraaqi ah waxay caasimadda Sacuudiga ee Riyadh deggan tahay muddo 10 sano ah waxayna heysataa afar carruur ah, waxay BBC u sheegtay: "Dadka qaar waxay moodayaan inaan nasiib badannahay inaan ku nool nahay Sacu udiga una dhownahay Makah, qaar kalena waxay moodaan inaynaan u baahn eyn lacag badan si waajibkan u gudanno, balse xaqiiqdu way ka duwan tahay,” ayay tiri. Haweeneydan 41 jirka ah ayaa intaa raacisay: "Nolosha halkan gebi ahaanba maaha mid fudud, waxaa jira lacago loo baahan yahay in carruurta iskuul looga bixiyo, lacagta cusboone ysiinta sharciga oo sanadkii qofka ay ku baxayso $1,300 – iyo qiimaha caymiska caafimaadka, kirada guryaha, biilka korontada, internet-ka, teleofonka iyo waxyaabaha kale,” . Waxay iyaodo hadalkeeda sii wadata tiri, "Mushaarka sey geyga wuu ka sarreeyaa celcelis ahaan inta halkan laga qaato, marka waxaan la yaabanahay sida qoysaska mu shaarka yar qaata ay halkan ugu nool yihiin!” Shaki kuma jiro in dadka u dhashay Sacuudiga iyo kuwa heysta dhalashada dalkaas ay u fududdahay inay gutaan Xajka, maaddaama dakhligooda uu ka sarreeyo kuwa dadka ajaanibta ah. Ink astoo dadka gudaha Sacuudiga ku nool aysan u baahneyn inay safar dheer soo galaan si ay Xajka u gutaan, haddana waxaa jira in qudhooda uu qiime ugu kac ayo gudashada waajibaadkan. Qiimaha gawaarida lagu tagayo Xajka Xigashada Sawirka, Getty mages Qiimaha, lacagaha, hannaanka iyo waxa uu ku kacayo safarka Xajka, gaar ahaanna gawaarida lagu tagayo ayaa kala duwan, waxaana la eegaa dadka meesha ay ka soo ejedaan. Ugu yaraan, qiimaha gaariga ayaa ka billowda 12,000 riyaalka Sacuudiga ah (waa in ka badan $3,000) qofki iba.Marka la eego gawaarida raadaxa ee dadka geynaya Xajka, qiimuhu intaa waa ka badan yahay haddii qofku deggan yahay Sacuudiga. Si kastaba, qiimaha ayaa ka badan kara $6,000 qofkiiba haddii uu qofku bannaanka Scauudiga ka imaanayo. Sanad walba, Boqortooyada Sacuudiga ayaa taariikh iyo waqti go’an u qabata xilliga la tagayo Makah inta Xajka lagu guda jiro, albaabbada maga alada ayaana la xiraa waxaana keliya loo oggolaadaa dadka heysta kaarka aqoo nsiga xaajiga iyo dadka ucmreysanaya, si looga fogaado is buurashada loona hubiyo badqabka dadka gudanaya waajibaadkan.

Shuruucda Xajka ee sanadkan 2023

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee Sacuudiga ayaa shuruuc cusub ka soo sa artay imaanshaha dalkaas waxayna dadka doonaya inay Xajka gutaan la wada agtay waxyaabaha mamnuuca ah iyo awaamiir la rabo inay raacaan. Wasaara dda ayaa sheegtay in xujeyda kaash ahaan u sita lacag ka badan SR60,000 ($16,000) amaba dahab laga doonayo inay dowladda ogeysiiyaan. Farriin ay wasaaraddu soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayay ku tiri: "Fadlan ka fogow qaad ashada lacag faro badan iyo alaab qaali ah marka aad u safreyso boqortooyada. "Tani waxay kaa caawin doontaa inay kuu fududeyso hannaanka”. Xujeyda ayaa laga doonayaa inay buuxiyaan foom, iyagoo caddeynaya inay sitaan:

Lacag ka badan SR60,000

Dahab qiimihiisu ka badan yahay SR60,000

Alaab ganacsi oo qiimaheedu ka badan yahay SR3,000

Qaadashada alaab mamnuuc ah

Inuu qofku sito baco

Alaab ka badan miisaanka la oggol yahay

Wasaaradda ayaa sheegtay in ciddii u hoggaansami weyso laga qaadi doono tallaabo sharci ah. xigasho: BBCSomal

XIGASHO:-BBC


Doorashada Turkiga: Haddii isbedel dhaco saameyn ma ku yeelan doonaa xiriirka Soomaaliya?

Erdogan iyo Xasan Sheekh

Maalinta Axadda ee 28-ka bisha May 2023, wa xaa Turkiga laga qabanayaa wareeggii labaad ee doorashada Mada xw eynennimo. Waxaa ka qeybgelaya dad gaa raya 60 milyan oo codb ixiyaal ah.

Waxaa ku loollamaya madaxweyn aha haa tan xilka haya ee Recep Tayyip Erdo gan iyo hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Turk iga Kemal Kilicd aroglu. Arrimaha lagu loollam ayo ee saame ynaya go’aanka codbixeyayaa sha waxaa ugu waaweyn dhaqaalaha, qaxoot iga Suuriya iyo siyaasadda arrimaha dibadda.

Erdogan waxa uu 20 sano soo hoggaamiyay Turkiga—markii hore Raysulwasaare ahaan ka dibna madaxweynenimo. Tan iyo markaas, wax aa sii kordhay xiriirka dalkiisu la leeyahay dalal ka Afrika. Erdogan waxa uu Afrika ka arkay fur sado dhaqaale, ciidan iyo diblomaasiyadeed. Xariirka u dhexeeya Ankara iyo Qaaradda Afri ka waxa ay u badan tahay in uu sii xoogaysan doono haddii Madaxweyne Erdogan muddo shan sano oo dheeri ah xilka loo doorto.

Siyaasadda arrimaha dibadda Turkiga ayaa la filaa isbedel inuu ku yimaado haddii uu guul aysto Kemal Kilicdaroglu, oo ah ninka la tartam aya Erdogan ee hogaamiya isbahaysiga mucaa radka. Kilicdaroglu ayaa u janjeera dhan ka Yur ub iyo reer galbeedka, waxaana loo badi nayaa inuu Afrika mudnaanta siin doonin.

Arrintaas maxay uga dhigan tahay Soomaaliya?

Soomaaliya waxay kamid tahay dalalka Afrika ee Turkigu xariirka wanaagsan la leeyah ay. Tan iyo markii Erdogan booqday Muqdisho Agoosto 2011, waxaa kordhay xariirka labada dhinac.

Ugu horreyn, Turkigu wuxuu kaalin libaax ka qaatay gurmadka abaartii 2011 ka dhacday Soomaaliya taasoo galaafatay nolosha dad tira doodu ku dhowdahay nus malyuun. Hay’ado da wli, kuwa aan dowli aheyn iyo maalqabeennada Turkiga ayaa olole weyn billaabay, oo loogu gu rmanayo Soomaaliya. Howlgalkaas waa kii ugu weynaa taariikhda dalka Turkiga ee banii’aad amnimo. Turkigu illaa haatan taageero bani’aa damnimo ayuu ka geystaa Soomaaliya in kas too aysan muuqan inta badan.

Waxaa ku xigay mashaariic horumarineed inuu Turkigu ka billaabay Soomaaliya. Waxay iskugu jireen kuwa dawlad dhiska Soomaaliya kaalin ka geysanaya sida dhismayaasha kaabbayaasha dhaqaalaha, caafimaadka, waxbarashada, taageero miisaniyeed iyo kuwa siyaasadeed sida dhexdhexaadinta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Somaliland.

Haddii isbedel siyaasadda ka dhacoTurkiga arrimahaan saameyn taban ayu uku yeelan karaa. Hase ahaatee, meelaha uu saameynta xooggan ku yeelan karo waxaa kamid ah dhinaca amniga. Turkigu wuxuu kaalin ka geystay taagerada ciidamada Soomaaliya si ay ammaanka iyo xasiloonnida dalka u sugaan. Waxa uu dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ku tababaray kumanaan ciidanka ammaanka Soomaaliya kamid ah. Sanadkii 2017 Turkigu Muqdisho ayuu ka furay xero tababar ciidan, oo casri ah. Tababarradaas waxay kaalin weyn ka geysanayaan dadaalka Dowladda Soomaaliya ee xasillooni kusoo dabaalidda dalka, gaar ahaan la dagaallanka kooxaha Al Shabaab iyo Daacish. Isbedelka hoggaanka Turkiga waxaa suuragal ah inay ka dhalato inuu yaraado—ama istaago—taageerada dhinaca amniga ah ee dawladda Turkigu siiso Soomaaliya.

Tan labaad waa ganacsiga. Badeecooyinka Turkigu suuq wanaagsan ayay ku leeyihiin Soo maaliya, taasoo ka dhalatay xariirka wanaags an ee labada dhinac.

Ganacsato badan oo Soo maaliyeed baa Tur kiga u safra si joogta ah si ay u soo iibsadaan badeecooyinka kala duwan ee laga helo Turkiga sida cuntada, dharka iyo daawada. Wa xaa dhici karo isbedelka inay ka dhalato in gan acsatu heli waayaan fiisaha Turkiga, taasoo sa babi karta hoos u dhac ku yimaada ganacsiga labada dhinac.

Sidoo kale, gaabiska fiisuhu waxa uu saam eyn karaa Soomaalida Turkigu u imaanaysa caafimaadka, waxbarashada iyo dalxiiska.

Ugu dambeyn. Hoggaamiyaha mucaaradka Kemal Kilicdaroglu waxuu ballanqaaday inuu la dagaallamayo qaxootiga, taasoo kor u qaadday naceybka soogalootiga saameynna ku yeelatay Soomaalida Turkiga degan.

Isbedelka Kilicdaro glu waxaa ka dhalan ka ra in iqaamada loo diido Soomaalida Turkiga deggan ee ganacsatada, ardada iyo qoysaska iskugu jira.

Turkigu maxaa kaga lumi kara dib-u-gurashadiisa?

Dib-u-gurashadu waxay dhaawici kartaa da naha Turkiga ee Soomaaliya iyo Afrika guud ahaan. Kow, waxay saameyn doontaa ganacsi ga sii kordhaya ee Turkigu la leeyahay Soomaa liya, ayadoo yareyn doonta badeecooyinka ay suuqyada Soomaaliya u dirto. Taa bedelkeeda, waxaa ka dhalan karta ganacsatada Soomaaliy eed ee waayay dalku galka Turkiga inay meelo kale u raadsadaan badeecooyin, taasoo keeni doonta dalal kale inay galaan kaalinta Turkiga.

Tan labaad waa maalgashiga mustaqbalka dhow ee Soomaaliya. Haatan Dowladda Fada raalka Soomaaliya waxay xoogeeda iskugu gey naysaa dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab. Sidoo kale, waxaa dhismaya hay’adihii dowlad da ee maamula dhaqaalaha, siyaasadda iyo garsoorka. Waxaa faafaya fadaraalka dalka, ay adoo maamulku u daadegayo heer dowlad gob oleed iyo heer deegaan.

Turkigu waxa uu kaa linta hore uga jiraa dala lka doonaya inay maalg ashadaan qeybgaha kala duwan ee dhaqaal aha ee Soomaaliya mar kii deganaan amni iyo mid siyaasadeed ay So omaaliya gaarto. Sidoo kale, badaha iyo dekad aha Soomaaliya waxay noqon doonaan xarumo muhiim u ah ganacsiga dunidu uu la yeelan do ono suuqyada Afrika, ga ar ahaan Geeska Afri ka oo kamid ah meelaha ugu dadka badan qaa radda Afrika.

Dib-u-gur ashadu waxay dhaawici kartaa fur sadaha maal gashi ee Turkiga uga furmi kara Soomaaliya mustaqbalka dhow.

Soomaaliya waxay kaalin muhiim ah kaga jirtaa siyaasadda Turkiga ee Afrika. Gargaarka iyo mashaariicda horumarineed ee Turkigu ka qabtay Soomaaliya waxay kor u qaadday sum cadda Turkiga. Dalal badan oo Afrika ah iyo shacabkooduba waxay Turkiga u arkaan dal noqon kara saaxiib lagu kalsoonaan karo, kaa soo geeddi-socodka dawlad dhiskooda, amm aankooda iyo hormarkooda dhaqaale wax ku tari karo sida Soomaaliya oo kale. Haddii Turkigu dib uga gurto Soomaaliya ayadoo weli baahi xooggan u qabta taageradiisa, waxay dhaawici kartaa caannimadiisa iyo xiisaha sii kordhaya ee looga qabo Turkiga ee Afrika.

Qoysas ay barakiciyeen Duurjoog dalka Mozambique

In ka badan 1,000 qoys, ayaa lagu wa daa inay ka barakacaan bartamaha dalka Mozamb ique, ka dib markii ay weerareen xayawaanka duurjoogta ah.

Madaxa maamulka deeg aanka ee deg mada Marro meu ee gobol ka Sofala, ay aa sheegay in dowladda ho ose ay goobo kale u rari doonto 1,500 oo qoys, oo ay halis ku hayaan weerarada xayaw aanka Duur Joogta ah.

Henriqueta de Rosário, ayaa sheegtay in mas’uuliyiintu ay diiwaan geliyeen dhima shada saddex qof, oo ka dhashay weera rrada xaya wanada duurjoogta ah bilooy inkii ugu horeeyey ee sanadkan.

Lo Duureed la tmid qeybta keynta gaar ka ah ee Marromeu ee ku taalla webiga Zambezi delta, ayaa weerar ku qaaday qey baha la de ggan yahay, taasoo ku qasabtay dadka inay u guuraan dhanka webiga.

Si kastaba ha ahaatee, marka ay gaba ad dadka dugsadaan jasiiradaha, ayaa wa xay dhanka kala la kulmaan khatarta iyo weerarro kaga imanaya Yaxaaska.

"Colaadda u dhaxaysa dadka iyo duur-joog ta waa xaqiiqo sii kordhaysa” ayay tiri Rosário, iyadoo intaas ku dartay in dad ba dani ay arr intani ku keentay halis.

Waxay sheegtay in ugu yaraan 400 oo qof ay mar hore iska diiwaan galiyeen qor shaha hindisaha dib-u-dejineed, si ay uga guuraan go obahan ay lasoo gudboonaatay khataraha.

Xarumo Caafimaad Oo Ku Yaalla Sudan Oo La Weeraray

Labada dhinac ee isku haya Sudan ayaa la ga yaabaa in ay geysteen dambiyo dagaal ka di bmarkii ay weerareen xarum aha caafimaad ka iyo shaqaa laha, sida lagu sheegay cadey mo ay aragtay BBC News Arabic.

Isbitaallada ayaa lagu garaacay duqe ymo cirka ah iyo madaafiic iyadoo bukaann ada ay weli ku sug an yihiin dhismaha wax aana sidoo kale dhakhaatiir ta si gaar ah loogu bartilmaa medsaday weerarrada – ku waas oo dhamma antood ah dembiyo dag aal.

Sida ay sheegeen ururka dhakhaatiirta Sud an, kaliya tiro yar oo ka mid ah 88-ka isbitaal ee ku yaalla caasimadda Khartoum ayaa weli fur an ka dib toddobaadyo dagaal socday. BBC-da ayaa adeegsat ay xogta dayax-gac meedka iyo aaladaha khariida daha, waxayna la hadleen daraasiin dhakhaatiir ah, si ay u dhisa an sawirka sida isbitaall ada iyo rugaha caafim aadka dagaalada u saameeyeen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip