HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 27-KA MAY 2023-KA

0
Saturday May 27, 2023 - 08:33:26 in Wararka by
  • Visits: 532
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 27-KA MAY 2023-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo warbixin looga dhageystay Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliska Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey fadhiga Labaad ee Shirka Wadata shiga Qaranka oo ka socda Magaalada Muqdi sho, kaas oo lagaga arrinsanayey wajiga Labaad ee howl

 

galka dalka la Gaga xoreynayo argagixisada Alshab aab. Fadhiga Shalay oo laga soo qeyb-geliyey Wasi irka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliska Ciidanka Xoo ga Dalka ayaa warbixin looga dhageystay Sar reeye Gaas Maxamed Cali Bariise oo hoggaamin do ona howlgalka isku dhafka ah ee Ciidamada Sooma ali yeed iyo kuwa dalalka dariska ah oo qaadaya ho w lgal mideysan oo Soomaaliya lagaga sifeynayo argagixisada Alshabaab.

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Sareeye Guu to Odowaa Yuusuf Raage ayaa soo bandhigay guu laha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah khaw aar ijta, caqabadaha jira iyo qorshaha la xiriira ka miro-dhelinta wajiga 2-aad ee dhawaan ka bilaabanaya dowlad-goboleedyada Koonfur-galbeed iyo Jubba land.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa xusay in dalkeennu uu Shalay marayo marxalad taariikhi ah, loogana baahan yahay shacabka iyo hoggaanka Soomaaliyeed in ay gacmaha is-qabsadaan, si loo xaqiijiyo in ubadkeennu ay u helaan nolol wanaags an, horumar iyo amni, taas oo ay aas-aas u tahay in la cirib taro argagixisada dhibaateysay shacabkee nna.

Madaxda heer Federaal iyo heer Dowlad-gobole ed ayaa ku bogaadiyey Ciidamada Soomaaliyeed si da naf-hurnimada leh ee ay ku xoreeyeen deegaan no iyo degmooyin badan oo ka tirsan Hirshabeelle iyo Galmudug, waxayna ammaaneen doorka weyn ee ay qaateen bulshada deegannada la xoreeyey oo garab iyo gaashaanba u noqday Ciidamada Qalabka Sida.

Shirka golaha wasiiradda oo looga had lay fatah aadda Wabiga Shabeelle ka sameeyey gobolka Hiiraan

Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada XFS oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaare Ku-xige enka ahna Ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay warbix inno la xiriira Fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka sameeyey Gobolka Hiiraan, diyaar garowga imtixa anka qaranka ee dugsiga sare iyo dhaqan-gelinta nidaaminta bajaajka caasimadda ka howlgala. Was aaradaha Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga ay aa golaha warbixin ka siiyey amniga guud iyo xasi llinta dalka, gaar ahaan dagaalka lagu ciribtirayo koo xaha Khawaarijta ah ee ka soconaya qaar kamid ah gobollada dalka.

Golaha ayaa bogaadiyey guulaha ay ciidamma du ka gaareen dagaalka looga sife ynayo dalka koo xaha Khaw aarijta iyo hirgelinta qaraarkii Golaha Wasiirrada ee nidaaminta Bajaajta caasimadda oo dhaqan galay Shalay oo khamiis ah. Wasaaradda Ar rimaha Guda ha, Federa alka iyo Dib-u-heshiisiinta, ayaa Golaha Wasiirrada u soo bandhigtay warbixin la xiriirta Fat ahaadda Wabiga Shabeelle uu ka sameeyey Gobo lka Hiiraan, taas oo saameyn xoog leh ku yeelatay nolosha dadka iyo duunyada ku nool deegaannada uu wabigu ku fatahay. Sidoo kale, Golaha ayaa Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sa re ka dhageystay warbixin ku aad dan u diyaar gar owga imtixaanka qaran ee dugsiga sare, gaar ahaan fasalka 4aad ee sannad dugsiy eedka 2022-2023.

DF Soomaaliya iyo UK oo gaaray iskaashi cusub

DFS iyo dowladda UK ayaa gaaray iskaashi cus ub oo ku qotoma arrimaha deegaanka iyo isbedde lka cimilada.

Iskaashiga cusub ayaa lagu gaaray kulan ay Mu qdisho ku yeesheen Wasiir ka Deegaanka iyo Isbe ddel ka Cimilada XFS Khadiijo Maxamed Al-Makhzo umi iyo Safiirka Cusub ee dowladda UK u qaabi lsan Soomaaliya Michael Nithavrianakis.

Kulanka Wasiirka iyo Safiirka ayaa waxaa diirad da waxaa lagu saaray xoo jinka xiriirka ay Boqorto oyada Ingiriiska ay la leedahay dowladda federaalka, iyo weli ba sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrim aha deegaanka iyo isbeddelka cimilada

Wasiir Khadiijo Al-Makhzoumi ayaa qoraal ay ka soo saartay kulankaan ku sheegtay in iskaashigan cusub uu qeyb ka yahay dadaal ay dowladda ugu jir to sidii wax looga qaban lahaa, si looga gun-gaarno hadafka wasaaradda ee Sooma aliya Cagaaran.

"Waxaan kulan la yeeshay safiirka dalka UK, Md. Michael Nithavrianakis, annaga oo ka wada-hadal nay xiriirka qotoda dheer ee labada dalka iyo sidii aan isaga kaashan lahayn arrimaha deegaanka iyo isbeddelka cimilada oo aan dadaal ugu jirno sidii wax looga qaban lahaa si aan uga gun-gaarno had afkeenna ah Soomaa liyaCagaaran,” ayey ku tiri qor aalka Khadiijo Al-Makhzoumi.

Wasiir Al-Makhzoumi ayaa dadaal xooggan ku bi xinaysa shaqada Qaranka u igmaday, ayada oo dha waana heshiis is-afgarad ah la saxiixatay dalka Finl and, kaas oo door muhiim ah ka qaadanaya ka jaw aabista arrimaha deegaanka yo Isbeddelka cimilada ee ka jira dalkeenna.

Heshiiskaaas ayaa waxa uu xoojinayaa ka go’a anshaheenna iyo sida ay wasaaraddu diyaar ugu tah ay iskaashi calami ah, si loo gaaro hadafka guud ee ah yareynta dhibaatada deegaanka iyo cimilada.

"Heshiiskaani wuxuu nooga dhigan ya hay mid waxtar u leh wasaaradda iyo guud ahaan Soomaa li ya. Waxaan ka shaqayn doonnaa heshiiskaan si loo dhaqangeliyo, loona gaaro yoolkiisa.”

Dowladda Soomaaliya oo soo dhawey say bixin ta taageerada miisaaniyadeed ee Midowga Yurub

- Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhawe ysay taag eero maaliyadeed oo uu Mido wga Yurub ku caaw inayo dowl adda Feder aalka ah, taageera daas oo ah kabis miisa aniyad eed. Qoraal uu soo dhigay bart iisa rasmiga ah ee Twitter-ka, Ra’I sul Wasaaraha Somaliya Xam za Cabdi Barre ayuu ku sheeg ay in bixinta Miisaaniyad da Mi dowga Yurub ay tahay mid ku soo beegantay waqtigeedii.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in lacagtan loo adeegsan doono qaab hufan si loo gaar o hadafkii loogu talagalay.

Dhankiisa, Wasiirka Maaliyadda Soo maaliya ay aa sheegay in bixinta lacagtan ay sii xoojin doonto dib-u-habay nta iyo mu dnaanta siyaasade ed ee dow ladda Soomaaliya.

Si kastaba ha ahaatee, Mid owga Yurub ayaa ku dhawaaqay in uu ansixiyay lac ag dhan 20.5 milyan oo Yuuro oo taageero miisaa niyadeed ah oo la siin ayo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaa liya Tinna Intelman ayaa sheegtay in Soomaaliya ay dhawaan gaari doonto ma rxalad taariikhi ah, taasoo keeni do onta fur sado cusub. Midowga Yurub ayaa tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxay tiir adag u ahayd dowladda Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga, siyaasadda iyo

Ammarka ka soo baxay maamulka Gobolka Banaadir oo Dorraad ka hirgalay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa Shalay ka bilowday fulinta amarka ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir ee ahaa nidaaminta Boota Bajajaata, waxaana waddooyinka Caasimadda lagu arkayay Bajaaj ay ku buufsan tahay "A”.

Maamulka Gobolka Banaadir ee dowla dda Hoose ee Xamar ayaa dhamm aan wadayaasha Mooto Baj aajta ku amray in ay midabeeyaan mootooyinkooda iyaga oo ku buufinaya xarfaha A iyo B taas uu maa mulka ugu tala galay in ay maalin dhaaf u shaq ee yaan.

Amarka ka soo baxay Xafiiska Duqa Muqdisho Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa lagu amray in April 24, 2023-ka la bilaabi doona midabeynta Moota Baja ajta, iyada oo ku shaqeynta ay bilaabaneyso

 

May 25, 2023-ka oo ku beegan Shalay.

Maamulka Gobolka ayaa sheegay in la ganaaxi doona ciddii fulin waysa amarrada ka soo baxa dowl adda Hoose ee Xamar, iyada uu afhayeenka Gobol ka uu sheegay Mootadii la arka iyada oo shaqeene ysa aalin aan ahayn teeda iyo Moota dii la arka iyada oo aan buufsaneyn in lagu ganaaxi doona $100. Shirka Golaha Wasiirrada oo uu shirguddoomiyay R/Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre ee qabsoomay March 30, 2023-ka ayaa lagu ansixiyey Qaraarka Nidaaminta Gaadiidka Moo to Bajaajta.

Qodobada ka soo baxay shirkaan ayaa waxaa ka mid ahaa; Laga bilaabo 1-da ilaa 30-ka April waa in la tiro koobaa Mooto Bajaajta, sidoo kale loo same eyaa sumad gaar ah oo ah (A iyo B), waxaana shaq adaasi fulinaya Maamulka Gobolka Banaadir.

Go’aankaan waxaa soo dhaweeyay qaar ka mid ah wadayaasha Moota Bajaajta, kuwaas oo sheegay in xal u noqon doona jaamka ka jira Magaalada Muq disho, geesta kale qaar ka mid ah isla waday aasha Mooto Bajaajta ayaa dhankooda sheegay in caqab ad ku tahay ku shaqeynta nidaamkaan dhaqaalaha.

Doorasho qof iyo Cod ah oo Shalay ka bilaabatay deegaanada Puntland +

Waxaa Shalay oo khamiis ah deegaanada dowlad Goboleed ka Puntland si rasmi ah uga bilaabatay do orashada qof iyo cod ee golaha deegaa nka Maa mulkaas, iyadoo maalm ihii lasoo dhaafay ay socde en ololaha doorasho oo ay sameeynayaan Ururada siyaasa dda.

Doo rashada ayaa ka dhacey saa soddon degmo oo ku yaalla Mudug, Bari, iyo Sanaag iyo dee gaano kale oo Puntl and ah mar ka laga reebo gobolka Nugaal oo ay xa run u tahay Garoowe, ahna caasima dda Maa mulka Punt land Guddiga doorashada ayaa codeyntii halka as ka dhici lahe yd dib u dhigay khilaaf hubeys an iyo rabshado gobolka ka dha ay, iyadoo ciidamo hubeysan oo doorashada kasoo horjeeda ay meela ha qaar la wareegeen sanduuqda codbixinta.

Sida la filayo waxaa codadkooda dhiiban doonto qiyaastii illaa illaa 319,000 oo qof (Sadex boqol 19 kun oo qof), inkastoo dadka is-diiwaangeliyay ay inta asi ka badan yihiin, waxaana doorashada loo diyaa riyay 395 goobood oo la dhigay sanaadiiqda doora shada Shalay ka bilaabatay Puntland oo ay ku tart amayaan illaa todobo urur.

Ammaanka degmooyinka ay ka dhacayaan doora shooyinka ayaa aad loo adkeeyay, isla markaana waxaa la geeyay ciidamo farabadan oo ka tirsan ku wa ammaanka Puntland, waxaana mandow lagu

soo rogay guud ahaan Puntland


 

Ciidanka Amniga oo gacanta ku dhigay laba eedeysane iyo qalab kale oo ciidan

Ciidamada Amniga oo maalmahaan howlgallo nabad sugid ah ka wada Magaalada Muqdisho, ayaa gacanta ku dhigeen nuucyo ka mid ah dharka cii danka, Hub kale oo ay ku jiraan Qaraxyo iyo Rasaas badan.

Howlgalkaan oo ka dha cay xaafada Tarabuunka ee degmada Hodan,ayaa warku intaa ku daray in lagu qabtay Hub iyo agab kale oo lagu qariyay Guri ku yaala halkaasi waxaana ciid amadu ay gacanta ku haayaan laba eedeysane oo loo haysto arrinkaan.

Sida ay saraakiisha Ciidamada ammaanka u she egeen Warbaahinta Qaranka waxaa jira shaqsiyaad lagu daba joogo kuwaas oo baxsad ah.

Puntland oo baaq u jeedisay DF iyo maamullada ka dib doorashadii taariikhiga aheyd

Dowlad-goboleedka Puntland ayaa Shalay soo saartay war-saxaafadeed ay ku bogaadineyso door ashada Dorraad ka qabsoomtay deegaanada maam ulkaasi.

Maamulka ayaa waxa uu si weyn ugu bogaadiyay doorashadii Dorraad oo aheyd mid taariikhi ah shacabka reer Puntland, beesha ca alamka iyo guddiga KMG ee door ashooyinka maamulka, oo iyagu kaalin mug leh ka qaatay hanaanka doorashada iyo inay si hufnaan leh ku qabsoomto.

War-saxaafadeedkan oo kasoo baxay Madaxtooy ada Puntland ayaa waxaa loogu baaqay dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada kale ee xubna ha ka ah inay sidaas oo kale qaataan nidaam dimuq raadi ah oo toos ah.

Puntland ayaa waxay dhinacyadaas ugu baaqday inay ka shaqeeyaan hanaankii deegaanadooda loo gaarsiin lahaa hanaanka doorasho qof iyo cod ah, taasi oo awood u siinaysa shacabka inay soo door taan madaxdooda metalaysa, islamarkaana kobcine ysa dhaqan ballaaran oo isla xisaabtan ah.

"Iyadoo la tixraacayo horumarka la wadaago, wax aan ugu baaqaynaa Dawladaha xubnaha ka ah Fed eraalka Soomaaliya (FMSs) ee Soomaaliya iyo Dowl adda Federaalka Soomaaliya (DFS) inay sidaas oo kale qaataan nidaam dimuqraadi ah oo toos ah,” ay aa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay Madaxt ooyada Puntland.

"Haddii aan sidaas yeelno, waxaan kobcin karnaa dhaqan ballaaran oo isla xisaabtan ah, horumarinta midnimada, iyo xaqiijinta in qof kasta oo Soomaali ah codkiisa aan si dhab ah u maqalno. Tallaabada wadajirka ah ee noocan oo kale ah waxay si aan la dafiri karin u calaamadinaysaa tallaabo muhiim ah oo hore loo qaaday socdaalkayaga wadaagga ah ee ku aaddan hannaankii dawladnimo ee loo wada dhan yahay, daah-furnaan iyo isla xisaabtan.”

Maamulka Puntland ayaa ugu dambeyntiina wa xa uu ka codsaday shacabka reer Puntland inay kala qeyb qaataan dadaaladda lagu dhisayo isla xisaab tanka, "Anagoo ku guda jirna safarkan cusub ee soc daalkeena siyaasadeed, waxaan ugu baaqaynaa dhammaan shacabka Puntland inay nagala qayb qaataan dadaallada lagu dhisayo dowlad la xisa abt anta shacabkeeda, taasi oo u gogol xaareysa mus taqbal barwaaqo iyo is-waafaqsanaanta dhamaan teen.”

War-saxaafadeedkan ay soo saartay Madaxto oyada ayaa imanaya kadib markii uu Habeen hore madaxweyne Saciid Deni uu bogaadiyay sida nab doon ay u qabsoontay doorashada qof iyo cod ee Puntland, taasi oo illaa 30 degmo ka qabsoomtay maalintii Dorraad aheyd.

Madaxweyne Deni ayaa u mahad-celiyay guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland, ciidamada do wladda iyo dhammaan hawl-wadeennadii ka shaqee yay qabsoomidda doorashada. Sidoo kale wuxuu u mahad-celiyay dhammaan ururrada siyaasadda ee ka qayb qaatay doorashada qof iyo cod, islamarka ana dadaalka geliyay in ay codka weydiistaan bul shada.

Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in dareenka bulshada Puntland u qabto doorashada qof iyo cod uu taagan yahay meel aan laga soo noqon karin oo ay tahay in madaxdooda ay ku doortaan nidaamka qof iyo codka ah.

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday saldhiga ATMIS ee BUULO-MAREER

Dagaal-yahaano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay aa la sheegay inay weerar xo oggan ku qaadeen sal dhigga ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS (ex-AMISOM) ee maga alada Buulo Mareer.

Weerarkan oo dhacay saac adihii hore ee Shalay ayaa waxaa lagu waramayaa inuu xigay dagaal toos ah oo dhex-maray labada dhinac.

Kooxda ayaa saldhiga ku weeraray qaraxyo xiriir ah, sida ay VOA u sheegeen laba illo-wareed oo mid ka tirsan yahay laamaha amniga.

Dadka deegaanka ayaa sidoo kale laga soo xig anayaa in Al-Shabaab galeen saldhigga ciidama da Uganda ee Buulo Mareer, iyada oo sidoo kale lagu arkay magaalada Buulo Mareer dhexdeeda.

Sidoo kale diyaarado ayaa la sheegay in hawada magaalada lagu arkay kadib weerarka. Illaa haddana ma cadda khasaaraha weerarkaan, inkasta oo lasoo warinayo in labada dhinac waxyeelo gaartey.

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay sal dhigga "cagta mariyeen,” sheegashadaas oo aan si madax-banna an loo xaqiijin karin xilligan, mana soo bandhigin war baahinta kooxda wax khasaare ah.

Ciidanka ATMIS oo sheegay inay ku jebiyeen Alshabaab dagaalkii ay kusoo qaadeen saldhig gooda Buulomareer

Taliska ciidanka midowga Afrika ee ATMIS ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray weerarkii Alshabaab ay Shalay waaberigii ku qaadeen saldhiggooda ku yaallay Buulo Mareer oo 120-km Koonfur-galbeed ka xigta Muqdisho.

ATMIS waxay sheegeen Al-shabaab inay saldhig gooda kusoo weerareen weerar loo adeegsaday ga ari laga soo buuxiyay walxaha qarxa iyo kuwo ismi idaamin ah.

Howlgalka ATMIS wuxuu sheegay in dagaalka oo ka dhacay qeybta duulista ee ATMIS ay ku guuleyst een in ay ka hortagaan oo ku jebiyaan Shabaabka soo weeraray.

"ATMIS waxay jeclaan lahayd inay u xaqiijiso dad weynaha iyo dhammaan hay'adaha kale ee dalka in wax walba la samaynayo si xaal adda loo xakameeyo,” ayaa lagu yiri war -saxaafadeedka kasoo bax ay ATMIS.

Waxay sheegeen inay ka go’an tahay la dagaallanka argagixisada, ayna sii wadi do onaan inay si dhow ula shaqeeyaan DFS, Dowlada ha xubnaha ka ah federaalka iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah.

Hadalka kasoo baxay ATMIS ayaa yimid, kadib markii Alshabaab ay sheegeen inay la wareegeen sa ldhigga ciidanka ATMIS ee magaalada Buulo Mar eer, iyagoo sheegay inay dileen in ka badan 137 ask ari oo katirsan ciidanka Uganda ee saldhigaas joogay.Xigasho:Hiiraan.Com

Maxay ka hadleen Wasiirka A/Dibedda Somalia iyo Sergey Lavrov kulan yeeshay?

Wafdi ka socday Xukuumadda Federaalka Sooma aliya oo uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda arrima ha Dibedda Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa booqas ho ku tagay magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka.

Wasiir Abshir Huruuse ayaa kulan gaar ah la qaatay dhigg iisa Ruushka Sergey Lavrov, iyaga oo ka wada hadlay arr imo kala duwan oo ay kamid yihiin xoojinta xiriirka ka dhexeeya dowladdaha Soo maaliya iyo Ruushka.

Wasiirka arrimaha Dibedda Ruushka Sergey Lav rov oo kulan qoraal kasoo saaray ayaa sheegay in iyada oo la isku haleynayo guulihii la gaaray tobanaa nkii sano ee tegay, ay labada dal si firfricoon u hor umarinayaan una xoojinayaan iskaashigooda dhin acyo badan.

"Shalay waxaan aragnaa fursad wanaagsan oo aan dib ugu eegno ajendaha iskaashiga, oo aan ka wada hadalno halka ay lagama maarmaan tahay inaan kor u qaadno dadaalkeenna iyo in mowduucyo dheeri ah lagu soo dari karo,” ayuu yiri Lavrov oo int aas kusii daray inay marinno laba geesood ah uga shaqeynayaan ajendayaasha gobolka, kuwa Qara mada Midoobe iyo masraxyada caalamiga ah.

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaas kusii daray Wasiir Sergey Lavrov "Waxaan sidoo kale ka wada hadli doonnaa u diyaar garowga shir madaxeedka Ruushka iyo Afrika oo dabayaaqada bisha Luulyo ka dhici doona magaalada St. Petersburg.

Halkee ayuu marayaa kiiska xasaasiga ah ee loo haysto 36 qof oo ajnabi ah?

Maxkamadda

Gobolka Banaadir ayaa mar kale u fariisatay dac wad culus oo loo heysto 36 ajaaniib ah oo ay maa lmo kahor ay xeer ilaalinta guud ee qaranka ay gudb isay maxkamadda, kuwaas oo laga soo qabtay xee baha dalka.

Ajaaniibtan oo kala dhashay dalalka Iran iyo Paki stan ayaa waxaa lagu soo eedeeyay kalluume ysi sharci darro ah iyo inay kusoo xadgubeen biyaha Soomaaliya.

Fadhigaan ayaa waxaa la horkeenay 18 eedes ane, si loogu akhriyo eedooda, halka 18-kale horay maxkamaddu ugu marisay dacwadda loo soo xiray iyo eedda loo heysto.

Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa sheegay in kiiska dacwad ciqaabeeda loo ha ysto raggaan uu yahay lambar 469-2023, isla-mar kaana Shalay fadhiga labaad uu yahay in 18-ka har ay loo sharaxo eedeymaha loo heysto ee ka dhanka iyaga.

"Fadhiga Shalay wuxuu ku saabsan yahay in max kamaddu ay eedda u akhriso 18-ka kale ee harsan oo ka harsan eedeys anayaasha kale ee aan weli loo akhrin eeda,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay da cwadda loo he ysto ay tahay inay soo gal eeb biyaha Soomaaliya ogolaansho la’aan, weliba ruqsad ka heysan dow ladda federaalka

"Eeed nuxurkeeda waxaa waayey in eedeysana yaashu ay biyaha Soomaaliya soo galeen, iyaga oo aan u heysan ruqsad, sidaasna ay uga qaateen kall uun si sharci darro ah. Waa eedda uu xafiiska xeer ilaaliyaga guud u heysto eedeysanaya asha,” ayuu sii raaciyay. Maxkamadda ayaa sidoo kale tarjum aan gaar ah u diyaarisay ajaaniibta an, si uu ugu tarjumo, wax ayna soo xulatay Aqoon yahay Cali Xaydar oo wax kusoo bartay Iran.

"Fadhigan ayaa waxaa tarjumi doono, Insha Allah Cali Xaydar Cismaan oo ah qabiir muddo fog ku noo laa dalka Iran” ay uu mar kale yiri gudoomiyaha Max kamad da Gobolka Banaadir.

Dowladda federaalka ah ee Soomaa liya ayaa ho ray u shaacisay inay iibisay kaluunka ay sida darra da ah ay ula soo baxeen ajaaniibtan oo hadda wajah aya maxkamadeyn.


Xasan Cali Kheyre: ayaa yiri shalay” Maanta waa maalin weyn oo taariikhi ah”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si weyn u boggaadiyay doorashada Shalay ka qabsoomtay deegaanada Puntland, taasi oo loogu dareeray cod-bixinta doorashada dowla ddaha hoose ee maamulkaasi.

Kheyre ayaa Shalay ku tilmaamay inay tahay maa lin weyn oo taariikhi ah, taasi oo mudan in lagu xuso diiwaanka cu sub iyo sooyaalka dib-u-dhiska do wladnimada casriga ah ee Soom aaliya.

"In dad ku dhow afar boqol oo kun oo muwaadiniin Soomaliyeed ah ay doortan madaxdooda waa guul la hubiyay, oo mudan boggaadin iyo garab istaag,” ayuu ra’iisul wasaarihii hore ee dalka ku yiri qoraal uu kasoo saaray doorashada Shalay looga dareeray Puntland.

"Waxaan hambalyo u diraya guud ahaan shacab-weynaha Soomaaliyeed ee reer Puntland, si gaar ahna waxaan u bogga adinayaa guddiga doorash ada, xisbiyada iyo maamulka oo ka dhabeeyay in mu waadiniintu helaan xaqooda dastu uriga ah ee dhig aya in ay doortaan madaxdooda si loo helo hoggaan tayo leh, lala xisaabtami karo, kuna yimid rabitaanka bulshada.”

Kheyre ayaa ka dhawaajiyay in dhac dadan taarii ikhiga ah ay farxad galineyso qof kasta oo rejo ka qa ba inay Soomaaliya ka hirgasho doorasho qof iyo cod ah, "oo saldhiga tartankeedu yahay in shacabka lagu kasbado hufnaan maamul, daacadnimo, aqoon iyo amaano.”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu siyaasiyi inta reer Puntl nad iyo maamulka ba ugu baaqay in wixii khilaaf ah ee taagan lagu xaliyo miiska wada-hadalka, ayada oo loo turayo nabadda.

"Shaqo walba oo la qabanayo waa yeelan kartaa dul duleel iyo dhaliil, wax aanna ugu baaqaya dham maan siyaasiyi inta reer Puntland in mad-madowga siyaasiga ah lagu xaliyo wadahadal, isu-tanaasul iyo sharciga qoran, loona turo nabadda iyo horumarka ay heysato Puntl and.”

"Hambalyo Puntland, Hambalyo Soom aaliya, Ha mbalyo Dimuqraadiyadda iyo awoodda shacabka.”

Deegaanada Puntland ayaa waxaa Shalay looga dareeray doorashooyin qof iyo cod ah oo lagu soo dooranayo goleya asha deegaanka, taasi oo ay si weyn ugu loolamayaan ururada siyaasadda ee ka jira Puntland.

Illaa 30 degmo ayay ka qabsoomayaan doorash ooyinka, kuwaas oo ay Shalay dadweynuhu safaf dhaadheer ugu jiraan goobaha cod-bixinta, si ay cod adkooda u dhiibtaan.

Si kastaba, Puntland ayaa markii ugu horreysay qabaneysa doorasho qof iyo cod ah oo ay si weyn isha ugu hayaan dadweynaha Soomaaliyeed, taasi xujo kale ku noqon doontaa maamullada kale iyo xitta dowladda dhexe.

Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Madasha Maayarada oo lagu soo gabogaɓeeyay Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha gudaha XFS ayaa War murtiyeed ka soo saartay Shirkii Muqdisho ugu soo dhamaday Madasha Ma ayarada Soomaaliya, kaas oo Wasaaraddu qaba tay.

 

Jamhuuriyadda federalka soomaaliya War murtiyeedka madashada maayarrada soomaaliyeed

Shalay oo ay Taariikhdu tahay 23/5/2023 wax aa M/Muqdisho lagu soo gabagabeeyey kulnakii 2aad ee madasha Maayarada Soomaaliya ee so cday 21-23- 2023.

shirka oo ay garwadeen ka ahaayeen wasaarad da arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshi isiinta DFS. waxaa ka soo qeyb galay Guddo omiayayaasha iyo Gud.xigeennada degmooyinka ka socday, dowladaha xubanah ka ah DFS iyo Maamulka G.Bnaadir iyo wasiirada iyo Agaas imayaasha guud ee arrimaha gudah ee dolad gob oleedyada dalka. ugu horeyn Madasha waxaa bogaadineysaa howlaglada dib u xoreynta ee cii dmada qaranka, kuwa dowlad goboleedyada iyo holgamayaasha shacabku ay xoreynayaan deg mooyinka gacanta khawaarijta muddo dheer ku ji ray iyo hawlaha xasilinta ee halka ka socda.

Waxayna ku baaqaysaa in degmooyinka harsan laga dulqaado heeryada khawaariijta.

marka 2aad madashu waxay bogaadineysa go'aankadii shirka golaha wadatashiga Qaran lagu meelmariyey ee asteynta awoodaha Dowlad da,waxaayan Madasha soo jeedineysaa in lagu daro db u eegista Dastuurka llana hirgeliyo.

Marka 3aad Madashu waxay u Mahadceliney saa Wasaaradda arrimaha Gudaha ,Federaalka iyo dib u heshiisiinta DFS,Heyadaha UN-Habitat iyo Guuleysiga Shirkan.

Marka 4aad,Madashu waxay qirsan tahay in Magaalooyinka Soomaaliyya deegaan ahaan iyo dad ahaanba ay ku socdaan xawli aad u sareeya.

isla markaana maamullada degmooyinku ay waj ahayaan culeysyo aan la saadaalin karin .

Madashu waxaa kale oo ay ku baraarugsan tahay magaalowga xawliga ku socdoee inta badan ay sababaan daruufaha dabiiciga ah iyo dad-sameeg iskugu jiro iyo caqabadaha ku lammaanan. si arri ntan wax looga qabto, madashu waxay soo saa tay

HOOS KA AKHRISO

Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya

Warmurtiyeedka Madashada Maayarrada Soomaaliyeed

Shalay oo ay Taariikhdu tahay 23/5/2023 wax aa M/Muqdisho lagu soo gabagabeeyey kulnakii 2aad ee madasha Maayarada Soomaaliya ee so cday 21-23- 2023.

shirka oo ay garwadeen ka ahaayeen wasaaradd a arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshi isiinta DFS.

waxaa ka soo qeyb galay Guddoomiayayaasha iyo Gud.xigeennada degmooyinka ka socday, do wladaha xubanah ka ah DFS iyo Maamulka G. Bnaadir iyo wasiirada iyo agaasimayaasha guud ee arrimaha gudah ee dolad goboleedyada dalka.

ugu horeyn Madasha waxaa bogaadineysaa how laglada dib u xoreynta ee ciidmada qaranka, ku wa dowlad goboleedyada iyo holgamayaasha shacabku ay xoreynayaan degmooyinka gacanta khawaarijta muddo dheer ku jiray iyo hawlaha xas ilinta ee halka ka socda.

waxaayna ku baaqaysaa in degmooyinka har san laga dulqaado heeryada khawaariijta.

marka 2aad madashu waxay bogaadineysa go' aankadii shirka golaha wadatashiga Qaran lagu meelmariyey ee asteynta awoodaha Dowla dda,waxaayan Madasha soo jeedineysaa in lagu daro db u eegista Dastuurka llana hirgeliyo.

Marka 3aad Madashu waxay u Mahadcelineysaa Wasaaradda arrimaha Gudaha ,Federaalka iyo dib u heshiisiinta DFS,Heyadaha UN-Habitat iyo Guuleysiga Shirkan.

Marka 4aad,Madashu waxay qirsan tahay in Magaalooyinka Soomaaliyya deegaan ahaan iyo dad ahaanba ay ku socdaan xawli aad u sareeya.

isla markaana maamullada degmooyinku ay waj ahayaan culeysyo aan la saadaalin karin .

Madashu waxaa kale oo ay ku baraarugsan ta hay magaalowga xawliga ku socdoee inta badan ay sababaan daruufaha dabiiciga ah iyo dad-sa meeg iskugu jiro iyo caqabadaha ku lamma anan. si arrintan wax looga qabto, madashu wax ay soo saatay

QOR/:- 2AAD

1- Inla dardargeliyo dhameystirka hannaanka dhimsaha golayaasha deegaanka dalka. dhankale Madashu waxay soo jeedineysaa in la kobciyo awoodda maamullada KMG ahee deegaanadoo da hadda la xoreeyeay, si loo gaaro nabad waarta , kasbasho dareen shacab iyo adeeg- bixi qaa ngaar ah.

2-In korloo qaado , lana xoojiyo maamul-daada jinta socota si dowladaqha hoose u bixiyaan, una joogteeyaan adeegyada Bulshada ee ku qeexan xeerarka dowladaha hoose iyo hannaanka adee gg bixinta daadegsan ee dalka.

3-In kor loo qaado Aqoonta iyo Xirfadda Mas uuliyiinta iyo Shaqaalaha Dowlada hoosel ,iyadoo la siticmaalaya Machadka dowladaha Hose.

ana xoojiyo Maamul-daadejinta

4-Inla abuuronidaamka qorshaeynta Magaalo oyin ka dalka,maareynta dhuilka iyo dhismaha Gudi yada xallinta Khilaafaadka dhulka, iyo si wafa q san sharuucda iyo xeerka , siyaasadaha iyo habracyada jira.

5-in la joogteeyo kulmada Madasha Maayarada Soomaaliya si loo hubiyo in degmooyinka dalka u helaan madal u gaar ah ay ku falanqeeyaan arri maha quseeya shaqadooda,isla marlaana u noq on karaan kuwo dabooli kara baahiyahooda Bul shada deegamadooda.

6-Madashu waxay soo dhaweyneysaa balan qaadkii wasiirka aarimaha gudah DFS ee la xiriiro tartanka waxqabadka Dowladaha hoose oo noqon doonto abaal-marin sanadle ah si arrintanloo xaqi ijiyo, madashu waxay adkeyneysaa in la dejiyo sharuuc qeexan oo lagu qiimeeyo waxqabadka dowladaha hoose.

7-Madashu waxay ku baaqeysaa in Magaalda Baldweyne loo muujiyo garab istaag walaalnimo.

8-In haween door ka qaataan hoggaaminta Dowla da ha hoose ee Dalka isla marakaana la abuuro jawi &hannaan suurta gelinaya ka qeyb galka haw eeenka ee shaqada dowladaha hoose ee dalka.

QOR./3AAD

9-Indowladaha hoose ee Dalka lagu taageero sidii ay u kobcin lahaayeen dakhligooda gudaha, si ay awood dhaqale ugu yeeshaan gudahshada iyo dhameystirka shaqo.

Dhanka kaleMadashu waxay soo jeednineysaa dardargeli8nta iyo dhameystirka nidaamka daad ejnta maayarada dalka ee heerarka kala duwan ee doladda.

10-In dowladaha hoose ay qaataan door wax-ku ool ah oo la xiriiro saameynta isbeddelka cimil ada, abaraha soo noqboqdaa, daadadka, bakara kaca gudaha iyo xasilinta deegannada dalka.

11-In la cagaariyo magaalooyinka dalka,isla markaana la dhiso jardiinooyinka dadweynaha.

12- si loo suuta geliyo Khmibrad-wadaag iyo aqoon is weydaarsi faa;iido laga dheefo

Waa in dowladah hoose ee dalka lagu xiraa dowla dah hoose dalalka derista ah, kwa aan saaxiibka nahay iyo urur goboleedyada iyo kuwa caalmka ah ee arrimahan u baahan.

13-In kulnakan Madasha uu noqdo 6 biloodle

14-in Dowladaha hoose ay dardar geliyaan howl aha wacyigelointa bulshada gaar ahaan la daga allanka Khawarijta iyo ka hortaagaga fikirka xagjirka.

15-ugu dambeyn madashu waxay soo dhawe yneysaa waqjiga 4aad ee mashruuca wadaagga ah ee dowladaha hoose {JPLG} oo hadda qaabe yntiisu socoto, waxayna soo jeedineysaa in lagu saleeyo baahiyaha degmooyinka, qaaraan bixiyay aasha sida deeqsinimada ah u maaligelinaysa in ay dadalka sii wadaan si natiijo la mahadiyo degm ooyinka dalka oo dhan looga gaaro.

Dhammaad . .. ALLAA MAHAD LEH

Wasiirkii hore ee qorsheynta Galmudug oo ka digay qorshe uu wado Axmed Qoor Qoor

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshe ynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlad Goboleedka Gal mudug, ahna Musharax u taagan tartanka doorasha da madaxtinimo ee Galmudug 2024, Cabdikaafi Maxamed Maxamuud (Qaaf) ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray wuxuu ka digay qorshaha muddo koro rsiga ee madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor ).

Cabdikaafi ayaa sheegay mudda da halka sano ah ee Baarlamaanka D/Goboleedka Galmudug uu ugu kor dhiyay Qoor Qoor ay tahay mid ka soo horjeeda Dastuurka iyo heshiiska beelaha wada dega Galmudug, taasoo uu sheegay inay horseede yso qalalaase siyaasadeed, amni darro iyo fowdo.

Baarlamaanka Galmudug ayaa fadhi uu yee shay 13-kii bishii September sanadkii 2022-kii waxay muddo xileedka madaxtinimada Axmed Cabdi Kaari ye (Qoor Qoor) oo ahayd muddo 4 sano ah taasoo ku eg 2 Febraayo sanadka 2024 ka, ku kordhiyey mudo 1 sano ah wuxuuna ka dhigay muddo 5 sanaa

Musharax Cabdikaafi Qaaf ayaa sheegay inay tahay wax aan la aqbali karin, kana soo horjeeda dastuurka iyo nidaamka dimoqraadiga, wuxuuna sha cabka Galmudug iyo guud ahaanba shacabka Soom aaliyeed iyo Beesha Caalamka uu ku wargeliyay in wixii dhibaato ah iyo qalqal siyaasadeed ee ku yima ada hanaanka dowladnimo ee Galnudug uu masuu liyadeeda qaadi doono Axmed Qoor Qoor.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Is kaashiga Caalamiga ee Dowlad Goboleedka Galm udug, ahna Musharax u taagan tartanka madaxwe yne ee Galmudug ayaa sheegay in muddadii uu kur siga ku fadhiyay Qoor Qoor ay dib u dhac la kulantay Galmudug, gaar ahaan adeegyada bulshada ee laga maarmaanka ah.

Wuxuu ugu baaqay Shacabka Galmudug inay ka soo horjeestaan muddo kororsiga Qoor Qoor taasoo uu tilmaamay inay ka soo horjeedo Dastuurka iyo heshiiska Beelaha wada dega Galmudug.

Maamulka G/Shabeellaha Dhexe & howlgalka AT MIS oo ku raacay billaabi da wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Masuuliyiin sarsare oo ka tirsan Ciidamada Buru ndi ee ka midka ah hawgalka ATMIS iyo Masuuliyiin ta Shabeellada Dhexe ayaa kawada Hadley sidii loo sugi lahaa amniga wadooyinka muhiimka ah ee gobolka.

Shirkaas oo la soo agaasimey si loo helo guulo dhinaca amniga ah loona yareeyo caqabadaha wa jiga labaad ee hawlgalka la dagaalanka Al-Shabaab oo mar dhaw ka bilaabmaya gobolada koonfurta Soomaaliya.

Taliye Kuxigeenka Qaybta 5aad ee hawlgalka ATMIS,Gaashaanle Sare Oscar Hatungimana ayaa dib u xaqiijiyey ka go’naanshaha hawlgalka ATMIS ee Caawinta Ciidamada Amniga Soomaaliya sidii ay usugi lahaayeen Aminga wadooyinga muhiimka ah ee ay soo weeraraan Al-Shabaab iyo kooxo kale oo hubeysan loona xaqiijinlahaa in si nabad ah isugu socdaan Gaadiidka iyo shacabka.

"Waxaan kawada hadalney sidii aan u hagaajin laheyn Amniga aagaga aan masuulka kanahey iyo sidii aan isugu xiri laheyn Shaqooyinka ay hayaan Ciidamada amniga Soomaaliya iyo kuwa Ciidamada Burundi ee kusugan gobolka shabeellaha dhexe” sidaas waxaa yiri Gaashaanle Sare Oscar Hatung imana. Waxaa kaluu balanqaadey in uu adkeyn ayo wa da shaqeynta Ciidamada Burundi ee Hawlgalka ATM IS iyo Maamulka gobolka shabeellaha dhexe si loo sugo Amniga Qaybta 5aad waxey kutaalaa me el aad muhiim u ah lagana difaaci karo weerar ada Magaalada muqdi sho oga yimaada A-Shabaab, wa xaa kale oo ay muh iim u tahey isu socodka Alaa bada iyo Shacab ee Magaalada caasimada ah iyo gobolada kale ee dalka. "Waxaan ku heshiiney in aan adkeyno wad ashaqeynta dardargalinana hawl gallada lagu sugayo amniga si aan ooga hortagno weerarada ay soo qa adaan cadawga, una adkey na amniga wadada isku xirta magaalada jawhar iyo garoonka Diyaaradaha iyo wadooyinka kale ee muh iimka ah ee gobolka” sidaas waxaa yiri Gudoomiy aha Shabeelada dhexe, Ahmed Meyre Makaran.

Gudoomiyaha Shabeelada dhexe, Ahmed Meyre Makaran isagoo ku hadlaya magaca Maamulka Gob olka ayuu yiri waa muhiim in laga hortago Al-Shab aab iney hakiso isusocodka shacabka iyo Ciida ma da ee wadooyinka muhiimka ah, isagoo ku darey in maamulkiisa ay la shaqeynayaan Ciidamada ATMIS si loo wiiqo kooxda argagixisada ah.

Shirkaas waxaa kaloo goobjoog ahaa Taliyaha Booliska Hirshabelle, Gaashaanle sare Hassan Dhic isow Hasan; Gudoomiyaha Degmada Jowhar, Osm an Mohamud Mukhtar; Maayarka Jowhar, Moh amud Hassan Barise; iyo Gudoomiye kuxigeenka Gobolka ahna kusimaha maaliyada, Muse Shatawe.

Koonfur Afrika oo cadaadis kala kulantay, xirii rkooda Ruushka.

Dawladda Koonfur Afrika ayaa cadaadis xooggan kala kulmaysa, ka dib markii ay diiday inay sii dayso macluumaadka ku aaddan, markab xamuul ah oo laga leeyahay dalka Ruushka, kaas oo Maraykanku uu ku eedeeyey inuu shixnad hub ah u sido Moscow.

Dhinaca kalena, sarkaal sare oo ka tirsan xisbiga talada dalkaas haya oo ka hadlayey dareenada ku xeeran xidhiidhka dalkoodu la leeyahay Ruushka ayaa sheegay in xisbigoodu uu soo dhoweynayo safar uu dalkaas ku yimaaddo madaxweyne Putin, kaas oo maxkamadda caalamiga ah ee dembiyadu ay ku soo oogtay dacwado. Dalka Koonfur Afrika oo ka mid ahaa saxeexayaashii maxkamadda caalam iga ah ee dembiyada ayaa sharciga maxkamaddaasi ka doonayaa inay xidhaan, haddii Putin oo booqasho ku yimaaddo dalkooda.Hase ahaatee Koonfur Afrika ayaa iyadu sheegtay inaanay tallaabadaas qaadi do oni, haddii Putin uu dalkaas yimaado. Xoghayaha Guud ee xisbiga ANC oo waraysi siiyey BBC ayaa sheegay inay munaafaqadi ka muuqado sida dalalka reer galbeedku ay ula macaamilayaan amarka qab ashada ee Putin, sababtoo ah ayuu yidhi, Britian iyo dalalka kale ee reer galbeedku waxay dembiyo dag aal ka galeen dalalka Ciraaq iyo Afghanistan, taas bedelkeedana, ma jiro madaxweyne loo maxkamad eeyey. AP

Wararkii ugu dambeeyay ee loolanka loogu jiro Aqalka Cad

Barasaabka gobolka Florida Ron DeSantis ayaa si rasmi ah Arbacadii ugu dhowaaqay inuu u ordayo loolanka xubnaha Jamhuuriga ee xilka madaxw eynaha Mareykanka , isaga oo kulan dadw eyne ku qabtay Twitter Space.

"Waa inaan soo afja rnaa dhaq anka guuldarr ada ee sanadihii dho waa asiibay Xisbiga Ja mhu uriga,” ayuu yiri DeSantis oo ku manaan qof ay dhageysaneyeen, oo uu ka mid yahay milkiilaha Twitter Elon Musk.

Intii uu socday kulanka, ayaa Twitter Space-ka waxaa asiibay cilad keentay in kumanaan qof ay ka baxaan khadka, oo uu ka mid yahay DeSantis, wa xaana markii dambe barta wareegay hashtag #DeSaster.

Ku-biiritaanka loolanka Xisbiga Jamhuuriga ee DeSantis ayaa billaabeysa tartan adag oo dhexmari doono isaga iyo Donald Trump oo mar xulufo ahaa, kaasi oo looga adkaaday doorashadii 2020 ee lagu doortay Joe Biden.

Barasaabka Florida ayaa isku calaameeyey inuu yahay hoggaamiye shaqadiisa kasoo baxa oo mar is-hortaagay dowladda federaalka oo ay isku qabt een siyaasaddii COVID-19.

Waxa uu difaacay dadaalladii uu Florida uga ma mnuucay in iskuullada lagu dhigo casharo ku saa bsan aqoonsiga jinsiga qofka iyo cunsuriyad wadar eedka, isaga oo sheegay inuu ka ilaaliyey caruurta siyaasadda bidixda fog.

Ayada oo magaciisa qaranka uu sare usii kac ayo, islamarkaana haysta taageero dhaqaale oo xoo ggan, DeSantis oo 44 jir ah ayaa durba noqonaya ninka uu Trump kala kulmi doono loolanka ugu xoo ggan.

"Dowladdu ma ahan madadaalo ama inaad dhisto magacaaga,” ayuu yiri DeSantis oo u muuqda mid duraya Trump. Hase yeeshee marnaba ma xusin ma gaca Trump. Trump oo 76 jir ah ayaanse ka gab an in uu ku jeesjeeso DeSantis, isaga oo duraya ololi hii sa ku billowday ciladda qabsatay Twitter Space-ka.

Codadka ra’yiga ayaa muujinaya in Trump uu aad uga horreeyo DeSantis, ayada oo taageeradiisa Jam huuriga ay laba mar ka badan tahay tan DeSantis. VOA + REUTERS

.Koonfur Afrika oo cadaadis kala kulantay, xiriirkooda Ruushka.

Dawladda Koonfur Afrika ayaa cadaadis xooggan kala kulmaysa, ka dib markii ay diiday inay sii dayso macluumaadka ku aaddan, markab xamuul ah oo laga leeya hay dalka Ruushka, kaas oo Maraykanku uu ku eedeeyey inuu shixnad hub ah u sido Moscow.

Dhinaca kalena, sarkaal sare oo ka tirsan xisbiga talada dalkaas haya oo ka hadlayey dareenada ku xeeran xidhiidhka dalkoodu la leeyahay Ruushka ayaa shee gay in xisbigoodu uu soo dhoweynayo safar uu dalkaas ku yimaaddo madaxw eyne Putin, kaas oo maxkamadda caalami ga ah ee dembiyadu ay ku soo oogtay dacwado.

Dalka Koonfur Afrika oo ka mid ahaa saxeexayaashii maxkamadda caalam iga ah ee dembiyada ayaa sharciga maxkama ddaasi ka doonayaa inay xidhaan, haddii Putin oo booqasho ku yimaaddo dalkoo da.

Hase ahaatee Koonfur Afrika ayaa iyadu sheegtay inaanay tallaabadaas qaadi dooni, haddii Putin uu dalkaas yimaado. Xoghayaha Guud ee xisbiga ANC oo war aysi siiyey BBC ayaa sheegay inay munaaf aqadi ka muuqado sida dalalka reer galb eedku ay ula macaamilayaan amarka qaba shada ee Putin, sababtoo ah ayuu yidhi, Britian iyo dalalka kale ee reer galbeedku waxay dembiyo dagaal ka galeen dalalka Ciraaq iyo Afghanistan, taas bedelkeeda na, ma jiro madaxweyne loo maxkamade eyey. AP

Dagaal ka dhacay Maaalada Beledweyne iyo khasaaro ka dhashay

Dagaalka oo u dhaxeeyay laba maleesh iyo Bee leed ayaa Shalay waxaa uu ka dhacay xaafadda Buundoweyn oo katirsan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Labada Maleeshiyo Be eleed ayaa isku heysto dhul kuyaalla xaafadaas oo horay u xukuntay Maxkam ad da Madan iga ee Gobo lka Hiiraan, wax aana dagaa lka inta la xaq iijiyay ku dhint ay 1 Ruux, halka3 kale ay ku dhaawac meen.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in xi isad ay weli ka taagan Go obihii lagu dagaalamay oo u dhow Suuqa Khudaarta ee Magaalada Beledw ey ne, iyada oo weli laamaha Amniga iyo Maamulka degmada Beledweyne ka hadlin.

Wararka aan sidoo kale Magaalada Beledweyne ka heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in saacada ha soo socda ay ku bixi doonaan dhinacyada dagaa lamay ciidamada Booliska Magaalada si ay u kala

qaadaan.


Mareykanka, Qatar iyo UK oo ku dhawaaqay dhaqaale cusub oo la siinayo Soomaaliya

Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Qatar ayaa Muqdisho ku soo bandhigay heshiis iskaashi horu marineed si ay u daah furaan barnaamijka gargaarka abaaraha iyo adkeysiga oo ay ku baxeyso $10.5 mily an oo uu dhaqan-galinayo barnaamijka dhisidda adkeysiga bulshooyinka ee Soomaaliya (BRCiS).

Iskaashigan saddex geesoodka ah ayaa lagu sheegay in uu xoojinaya maal gashiga ka-hortagga macluusha iyo dhisidda adkeysiga ee ay horaan u same eyeen USAID, UKAID, iyo Sanduuqa Horumar inta ee Qatar (QFFD) sanadihii 2021/22 wuxuuna aw ood u siin doonaa BRCiS inay joogteyso bixinta ad eegyada naf-badbaadinta ah iyadoo la dard argel inayo dadaallada soo kabashada lixda bilood ee soo socota.

Mike Nithavrianakis, Safiirka Ingiriiska ee Soom aaliya oo munaasabaddaas ka hadlay ayaa ka dhaw aajiyay in xaaladda Soomaaliya ay weli halis tahay, islamarkaana ay boggaadinayaan bixinta gargaarka bini’aadnnimo ee joogtada ah.

"Xaaladda Soomaaliya weli waa halis. Waxaan bogaadinaynaa bixinta gargaarka bini’aadannimo ee joogtada ah ee ay bahwadaagteena ku bixiyeen ka hortagga macluusha dalka oo dhan sanadkan,” ayuu yiri Amb. Mike Nithavrianakis.

"Tani waa mid muhiim ah, laakiin gargaarka bini’aadannimo oo keliya ma xallin karto dhibaatada. Taasi waa sababta UK ay u xoojineyso ka jawaabi dda BRciS ee abaaraha iyadoo loo marayo wada shaqeynta Mareykanka iyo Qatar.”

Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Md. Dr. Abdullah bin Salim Al-Naciimi ayaa asagna yiri: "Dhibaatada abaaruhu waxay mugdi gelisay xaa ladda bini’aadannimo ee Soom aaliya oo markii hor eba ka sii dareysay sababo la xiriira cudurka safmar ka ah ee Coronavirus, taasi waxay saameysay mal aayiin qof, waxayna kordhisay khatarta macluusha, barakaca, cunto yarida, iyo nafaqo-xumada ba’an ee soo wajahda carruurta.

Mudane Dr. Abdullah bin Salim Al-Naciimi ayaa ugu dambeyntiina sheegay in bixinta taageerada bini ’aadannimo iyo gargaarka ay yaraynayso malaayiin ta ay saameeyeen xaaladaha bini’aadann imo, isaga oo tilmaamay inay ka shaqayneyso ka hortagga xaa ladaha abaaraha ee ka jira Soomaaliya

MAGACYADA: MARAYKANKA OO LIISKA MAD OW KU DARAY XUBNO KA TIRSAN ALSHABAAB IYO SHAQSI YAAD KALE OO XIRIIR LA LEH

Warbixin uu Mareykanka soo saaray ayaa lagu shee gay shan sarkaal oo ka tir san koox da Al-shabaab ku waas oo loo magac aabay inay yihiin Argagixiso caalami ah.

Liiskan ayaa waxaa ka horreeyay liis kale oo ay waa xda lacagta ee dalka Maraykanka xafiiska u qaabi lsan oontaroolka hantida shisheeye (OFAC) ku

bartilmaameedsaday 26 qof iyo hay’ado, kuwaasoo la sheegay inay xiriir la leeyihiin Al Shabaab. Waxaa ka mid ah 15 ‘fududeeye iyo shaqaale, 4 Dhuxul dho ofiye oo ka tirsan Al Shabaab, iyo 7 shirkadood oo xiriir la leh’.Warbixinta ayaa lagu yiri: Mareykanka ay aa sii wada taageerada uu siiyo Soomaaliya iyo saax iibadayada kale ee Bariga Afrika si ay u carqaladeey aan howlgallada al-Shabaab.Ka hortagga mid ka mid ah ururrada ugu khatarta badan ee xiriirka la leh al-Qaacida, kuwaas soo dilay kumannaan qof, oo ay ku jiraan dad Mareykan ag, Soomaali iyo guud ahaan bulshooyinka Bariga Afrika.” Shanta nin ee la bart ilmaameedsaday ayaa kala ah:

Maxamed Siidoow

Maxamed Siidow waa amiir maaliyadeed iyo taliye ka tirsan garabka hubaysan ee kooxda, Jabha. Wa xaa warbixinta lagu sheegay in Siidoow uu Al-shab aab u qaabilsan yahay qaadista canshuuraha "sharci darrada” ah ee deegaanka Caliyow Barrow ee gob olka Shabeellaha Hoose.Waxaa sidoo kale lagu eedeeyay Cali Yare

Cali Yare waa amiir dhanka maaliyadda ah oo du sha kala socda howlaha canshuuraha ee al-Shab aab ay ka fuliyaan tuulada Beled Amiin ee gobolka Shabeellaha Hoose. "Yare ayaa agaasimay oo she egtay mas’uuliyadda weerar qaraxyo ah oo 14-kii November 2018 lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa agagaarka tuulada Calagacad ee gobolka Shabeellaha Hoose,” ayuu yiri

Maxamed Daa’uud Gabaane

Warbixinta ayaa lagu tibaaxay in Maxamed Amiin Gabaane uu yahay Amiir ka tirsan kooxda Al-shaba ab una qaabilsan dhanka maaliyadda. "Maxamed Daa’uud Gabaane waa amiir dhanka maaliyadda u qaabilsan Al-shabaab, wuxuuna mas’uul ka yahay dhammaan howlgallada maaliyadda ee Al-Shabaab ee degmada Wanlaweyn iyo Beled Amiin ee gobolka Shabeellaha Hoose.Gabaane waxa uu sidoo kale la shaqeeyaa madaxa garabka sirdoonka kooxda, Amniyaadka, ee degmada Wanlaweyn.”

Suleymaan Cabdi Daa’uud

"Waa amiirka maaliyadda, iyo waliga (gudoomiy aha) Beled Amin.Daa’uud waxa uu sidoo kale korme eraa howlgallada canshuuraha sharci darrada ah ee al-Shabaab ay ka fuliyaan Shabeellaha Hoose. Daa ’uud waxa uu hore u soo noqday sarkaal ka tirsan Amniyaadka.”

Maxamed Cumar Maxamed

"Waa wali ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee ku sugan degmada Diinsoor ee gobolka Baay, Soomaaliya, waxaana uu mas’uul ka ahaa weeraro xiriir ah oo lagu bartilmaameedsado dadka rayidka ah.Maxam ed ayaa horey u ahaa wali iyo taliyaha Jabha ee degmada Berdaale ee gobolka Baay.”

Maxaa xilligan ku soo beegay in Mareykanka uu saaro liiskan?

"Xilliyada la soo saarayo kuma xirna waqti go’an maaddaamaa dagaal furan lagula jiro Al-shabaab, waxay ku xiran tahay sida xogta loo heli karo iyo loo dadargeliyo xogta lagu kalsoon yahay ee la heli karo marka hadda waxay u muuqaataa in Mareykanka, Soomaaliya iyo waddamada dariska la ah ee bariga Afrika ay mas’uuliyad weyn iska saareen sidii loola dagaallami lahaa Al-shabaab,” ayuu yiri Cabdisalaan Guuleed, taliye ku xiigeenkii hore ee hay’adda sirdo onka Soomaliya ee NISA oo BBC la hadlay. "Sidoo kale waxaa tallaabadan waxay ka dhigan tahay in Soomaaliya keligeed aanan lagu lagu deynin dag aalka Al-shabaab.

Marka la eego shakhsiyaadkan uu Mareykanka bartilmaameedsaday maxay muhiim u yihiin?

"Dadkan waxay dhibaato ku hayaan shacabka oo ay ka qaadaan canshuuro aysan awoodin, qofkii bixin waayana amaba aanan awoodin wuxuu Al-shabaab kala kulmaa dhibaatooyin iyo tacaddiyo marka waxa an is leeyahay tallaabadan waxay dhibaato ku tahay Al-shabaab, dowladdana faa’iido ayay u tahay,” ayu uku jawaabay Guuleed

Maddaamaa aysan dadka Mareykanka uu cuna qabataynta saaray ahayn dad Mareykanka dan ka leh ama waddankaba ka baxaya, sidee ayay cunaqa batayntan u saameynaysaa?

Cabdisalaan oo ka jawaabaya su’aashaa ayaa yiri: "Muhiimadda waa in ladaba socdo dadka argagi xisada ah ama la shaqeeya, Soomaalidana waxay ti rahdaa weysha qal dibiga ha ku quusqaatee marka farriinta ayaa ah mar haddiiba la dabo galo shaqsiy aadkan aan meelba u socon la daba galo kuwa safri karana waa la daba socdaa.”

Saameyn intee la’eg ayay tallaabadan ku yeelan kartaa Al-shabaab?

"Dagaalka tooska ee ay dowladda Xasan sheikh Ma xamuud kula jirto Al-shabaab waxaan u maleynayaa inuu sannad gaaray, dowladuna marar badan ayay sheegtay inay akoono qabatay, inay dagaal militari ku jirto shabaab marka wa xaa muuqanayso inay sii kordheyso kalsoonida iyo is aaminaadda dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ka dhexe yso.Shab aabna waxay dhibaatooyin kala kulmi doonaan sidii ay u maareyn lahaay een

Soomaaliya, Kenya iyo Ethiopia oo Qarama da Midoobay ka helaya $2.4 Bilyan

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay he shay lacag dhan 2.4 bilyan oo dollar si loogu maal geliyo hawlgallada gargaarka ee ilaa 32 milyan oo qof oo ku kala nool Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya.

Laakiin deeqahaas ayay Qaram ada Midoobay sheegtay inay ka hoos mareen maalgalintii dhaqaaale ee ay raadinay say iyada oo ka digaysay musiibo ka dhasha ab aaraha ka jira dalalka bariga Afrika.

Qaramada Midoobay waxay saddexda dal u cod satay in ka badan 7 bilyan oo dollar, balse ka hor shirkii lagu ballan qaaday arbacadii Soomaaliya 25% kaliya ayaa la maalgeliyay, Itoobiya 22% iyo Kenya 21% oo keliya.

Qaramada Midoobay ayaa Geeska Afrika ku til Shalay xuddunta xaaladaha degdegga ah ee cimila da ugu xun add uunka.

"Dhibaatooyinka abaaraha ayaa halis gelinaya nolosha iyo maciishadaha mala ayiinka ah ee ku nool Geeska Afrika: Aba arta ugu dheer ee la diiw aan geliyo. Barakac baahsan ka dib sannado badan oo colaado iyo ammaan darro ah. Qiimaha cuntada oo cirka isku shareeray,” ayuu yidhi Antoni Guterres.

Sida laga soo xigtay Hay'adda Caafim aadka Adduunka ee WHO iyo UNICEF, ilaa 40,000 ayaa ku dhintay abaarihii ka dhacay Soomaaliya sannadkii hore; kala bar waxay ahaayeen caruur da'doodu ka yar tahay shan sano jir, sida uu sheegay Antoni Guterres.

Maxaa kordhiyay xiriirka Shiinaha iyo ururka Taliban?

Inkasta oo aanay danjirayaal badani ku sugnayn caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul, haddana danjiraha Shiinaha Wang Yu, ayaa u muuqda mid aad u mashquula.

7 baadkan, Wang wu xuu la kulmay illaa saddex wasiir oo ka mida xuku umada Taliban.

Wasiirada uu la kulmay waxaa ku jiray laba wasiir oo ay si gaar ah u diiddan yihiin diblomaasiyiinta reer galbeedku, sida wasiirka arrimaha gudaha Sirajuddin Haqqani oo Maraykanku madaxiisa dul dhigay $10 milyan oo dollar, iyada ooloo haysto falal argagixiso.

Sidoo kale Nida Mohammad Nadem ayuu la ku lmay oo isna ah wasiirka wax barashada sare, kaasi oo loo haysto ama rkii uu ku bixiyey inaanay habluhu ka qayb geli karin waxbarashada jaamacada ha.

Si taas la midda, Danjiraha Taliban u fa dhiya Shiinaha SAyed Muhayuddin Sad aat ayaa isna kul amo joogto ah la leh masuuliyiinta Shiinaha iyo wel iba hay’a daha kale ee dalkaas ka dhisan.

Shiinaha ayaa kamid ah dalal kooban oo nooc aqoonsi diblomaasiyadeed ah u fidiyey Taliban.

Shiinuhu uma aqoonsana Talib an oo keliya inay yihiin xukuuma dda sharciga ah ee dalkaas ka tal isa, balse wuxuu kale oo ula macaamilaa sidii saa xiib dhow oo dhin aca amniga, ganacsiga iyo maal gashiga ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip