HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 25-KA MAY 2023-KA

0
Thursday May 25, 2023 - 08:49:40 in Wararka by
  • Visits: 344
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 25-KA MAY 2023-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Shirka Golaha Wadatashiga oo ka fur may Muqdisho iyo laba mas’uul oo ka maqan

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee u dhexeeyo dowladda federaalka, dowlad gobol e edyada iyo gobolka Banaadir ayaa maaanta ka furmay M/Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, kaas oo looga had layo arrimo dhowr ah.Shirka oo ah mid xasaasi ah ay aa waxaa guddoo minaya madaxweynaha Soomaaliya, Md.Xa san Sheekh waxaana goobjoog ah madaxweyn ayaasha Jubbaland Axmed Madoobe, K/Galb eed Cabdicasiis Lafta Gareen, HirShabelle Cali Guudlaaw, Galmudug Axmed Qoor Qoor iyo guddoomiyaha G/Banaadir Yuusuf Madaale.

Sidoo kale waxaa shirka ka maqan mada xweynaha D/G/Puntland, Saciid Deni oo weli khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo DFS, wa xa ana fashilmay isku dayo lagu doonayay in lo oga soo geliyo shirka maadaama ergo loo xil saaray.

Saciid Deni ayaa haatan ku jira tartan door asho oo adag, maadaama ay Maanta Puntland ka bilaabaneyso doorashada golaha deega anka ee maamulkaasi.

Waxaa sidoo kale mdasha ka maqan ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo isna haatan sa far shaqo ku joogo M/Sharma Sheekh ee dalka Masar, halkaas oo uu uga qayb-galayo shir Ma daxeedka sanadlaha ee Bangiga Horumarinta Afrika oo ka furmay dalkaasi.

Shirkaan ayaa waxay madaxda uga arrinsay aan arimaha amniga, dagaalka Al-Shabaab, ga ar ahaan wajiga 2aad iyo dhammeystirka deyn cafinta, sida lagu yiri bayaan kooban oo kasoo baxay Villa Somalia.

Madaxtooyada ayaa sidoo kale shaacisay in madaxdu ay shirkaan diirada ku saari doonaan wixii ka dhaqan-galay heshiisyadii ay horey ugu gaareen shirkarkii hore ee G/W/Qaran.

Shirka ayaa haatan ku soo aaday xilli xasa asi ah, islamarkaana Puntland ku jirto doora sho, dowladddana dhexana ay ku howlan tahay dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

Si kastaba, gaba-gabada shirkaan ayaa la filayaa in madaxdu ay soo saareen war-murtiy eed ku aadan waxyaabaha ay ka wada-hadlay aan muddada uu socdo shirkooda.

Danjire Larry André: Deni labo jeer ayaan ka la hadlay inuu ka qeyb galo shirka wadata shiga, jawaabna ima siinin

Safiirka xilka ka sii tegaya ee Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Larry André ayaa wareysi uu sii yay BBC Soomaaliya uga hadlay khilaa fka u dhexeeya DFS Pun tland.

Danjire Larry André ayaa sheegay inay muhiim ta hay in ay dhacaan shirar wadaxa ajood, sida kan madasha qaranka oo ay is ka dhex arkaan So omaalida oo dhan, si xal looga gaaro khilaa fy ada siyaasadeed ee haa tan jira.Safi irka Maraykan ka ayaa sheegay in wax fiican ay san ahayn in madaxweynaha Puntland Siciid Deni uu ka maqnaado kulamada Golaha Wada tashiga Qaran ee Soomaaliya.

"Kuma raacsani oo xitaa waan u sheegay Madaxweyne Deni in kulamadaas ay ka maqna ato Puntland. Maamul goboleedkaas waxa uu ahaa mid Soomaaliya ka tirsan oo si habsami leh u shaqeynayey muddo 25 sano ah.

Waxa uu leeyahay qibrad muhiim ah oo uu la wad aagi karo Soomaaliya inteeda kale.” An dre wu xuu sheegay, si guul looga gaaro Soom aaliya, inay muhiim tahay in Puntland ay qeyb ka tah ay geeddi socodka dowla dnimada So omaaliya.

Wuxuu sheegay inuu madaxweyne Deni la ba goor kala hadlay inuu qeyb ka ahaado kula mada wadatashiga, balse wuxuu sheegay in wax jawaab ah uusan siin.

Hadalka Danjiraha Maraykanka ee Sooma aliya ayaa imaanaya, iyadoo haatan beesha ca alamka ay madaxweynaha Puntland Siciid Deni ku boorinayaan inuu ka qeyb galo kulamada soo socda ee golaha wadatashiga qaran.

Puntland iyo DFS ayaa siyaasad ahaan meel adag haatan kala joogo, waxaana khilaafka ho rey u jiray dab ku sii shiday, ka dib markii mad axda dalka ugu sarreysa ay ka digeen doorash ada Puntland, iyagoo sheegay in qalalaase am ni uu ka dhalan karo.

Maamulka G/Banaadir oo soo saaray Go’a ano kale oo la xiriira Mootooyinka Bajaajta

Maamulka G/Banaadir ayaa wareegto uu soo saaray ku Wargaliyay Milkiilayaasha Mooto Baj aajta iyo shaca bka Soomaaliyeed in la soo geb agabeeyay midabeynta iyo diiwaan galinta Moo to Baja ajta gobolka.

Wareegtada oo uu Warbaahinta u akhriyay Af-hayeenka Maamulka G/Banaadir Saalax Cu mar Xasan ayaa lagu sheegay in uu dhaqan ga layo amarkii maamulka laga bilaabo Barri oo bi shu tahay 25-5-2023.

Sidoo kale wuxuu sheegay in barri ay Muqdi sho ka shaqeyneyso Mootada A ee Color ka ja alaha oo kaliya, halka barri dambe ay shaqe yneyso mootada B ee Color Buluugta.

Ugu dambeyn Afhayeenka Maamulka G/ Ban aadir wuxuu sheegay in ciddii ku xadgudubta Amarka Maamulka Gobolka ee la xiriirta Moot ooyinka A iyo B la ganaaxi doono lacag dhan 100 Dollar.

Gudoonka Labada Aqal Ee Baarlam aanka Oo Iska Wareystay Furitaanka Kalfadhiga 3aad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Md. Sh.Adan Mohamed Nur Madobe oo ay wehli yaan labadiisa ku-xigeen.

Ayaa Dorraad ku lan la qaatay Gud doomiya ha Aqal ka sare Md.Cabdi Xaashi C/hi iyo Ku-xigeenka 2aad Md. Cabdu lla hi Xirsi Timacade. Kulanka guddoonka 2da Aqal ee Baarlama anka JFS ayaa looga hadlay furitaanka kalfadh iga 3-aad ee Baarlamaanka 11-aad ee JFS.

Waxa ay sidoo kale iska xog-wareysteen da rdargelinta shaqada dib u eegista Dastuurka KMG ah ee JFS oo noqon doono shaqooyinka ugu muhiimsan ee Baarlamaanka 11-aad uu qa ban doono. Sidoo kale kulanka ayaa lagu soo hadal qaaday taageerada C/Q/sida & dardarge linta la dagaallanka khawaarijta.

Wasiirka caafimaadka oo shir caalami ah uga qaybgalaya Switzerland

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka 7darye elka bulshada XFS Md. Cali Xaaji Aadan ayaa ka qayb galay munaasabad heer keedu saree yo oo uu soo agaasimay Bangiga Aduunka (World Bank) kaas oo looga hadlayey ka horta gga cudurada faafa, kaas oo lagu qabtay mag aalada Geneva ee dalka Switzerland.

Mashruuca ka hortagga cudurada faafa ee Pandemic Fund waa mashruuc muhiim, kaas oo xoojiya ka-hortagga masiibooyinka, u diyaar garowga iyo awoodaha wax ka qabashada ee heer Qaran, heer gobol iyo heer caalami, iya doo diiradda la saarayo wadamada dakhlig oodu hooseeyo iyo kuwa dhexdhexaadka ah.

Kulanka waxaa kasoo qeyb galey madaxda caafimaadka dalalka caalamka, waxaana hadal ka jeediyey qaar ka mid ah wasiirada caafma adka dalalka sida USA, Italy, Argentin, Filibin, Pakistan, iyo dalal kaloo badan kuwaas oo si wadajir ah uga hadlay ka hortagga Cudurada Faafa oo dunida fara ba’an ku haya.

Wasiirka Caafimaadka Mareykanka ayaa sheegay in wadankiisa uu maalgelin doono ka hortagga cudurada faafa si bulshada dunida oo dhan ay u hellaan caafimaad dhamaystiran iya doo laga le eegayo caqabadihii lagala kulmay tallaabooyinkii horey loo qaadey ee looga hor tagaayey Cudurada faafa ee ka dillacay dunida.

Wasiirka W/C&.Daryeelka bulshada XFS H.E Dr Ali Haji Aden ayaa shirka ka jeediyey warbixin ku saabsan sida Soomaaliya ula falg ashey ka hortagga Caabuqa COVID-19 oo dun idoo dhanba saamayn xoogle ku yeeshey.

Wasiirka ayaa faahfaahin buuxda ka bixiyey sida DFS ula tacaashey COVID-19 iyo sidoo ka le goobhii loogu talagaley in looga hortago Caa buqaasi sida dhowr xarumood oo laga hirgeli yey guud ahaan dalka iyo shaybaarka Qaranka oo loo tayeeyey si heer sare ah taas oo wax ba dan ka taridoonta ka hortagga cudur kasta oo safmar ah.

W/caafimaadka &/D/Bulshada X/F/Soomaal iya waxaa ka go’an inay wax la qeybsato Wasa aradaha Caafimaadka ee dalalka kale ee duni da si loo hello Caafimaad tayo leh oo muwaa dinka Soomaaliyeed ku gaaro goobta uu joogo iyo halka uu degan yahay.


PUNTLAND oo jawaab ka bixisay qoraalkii FARMAAJO

Guddoomiyaha Baarlamaanka maamul go boleedka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo war qoraal ah soo saaray ayaa jawaab ka bixiyay qoraalka madaxweynihii hore ee dalka, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) oo ka hadlay door ashoo yinka maamul kaasi.

Jibriil ayaa marka hore qoraalkiisa u gu mahad celiyay Fa rmaajo oo si weyn u boggaadiyay doorashooyin ka qof iyo codka ah ee beri ka bilbaaneysa de egaanada Puntland.

"Wuu ku mahadsan yahay bogaadinta iyo hambalayada uu shacabka iyo Dawladda Puntl and hawada usoo mariyey Madaxweynihii hore ee Soomaliya Md.Mohamed Abdullahi Farma ajo,” ayuu qoraalkiisa ku yiri guddoomiyaha Go laha Wakiilada Puntland.

Guddoomiyaha ayaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya ku boggaadiyay teegeerada uu u muujiyay doorashooyinka qof iyo codka ah iyo dimuquraadiyadda Puntland.

"Waxaan lee yahay Madaxweyne Waan ku gu bogaadinaynaa inaad taageertay barnaamij ka Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyada ka ha naqaaday Puntland, Mahadsanid Md. Madax weyne guulayso adiguna markale.” ayuu mar kale qoraalka ku yiri guddoomiyihi

Farmaajo oo Habeen hore warsaxaafadeed soo saaray ayaa ku bogaadiyey Puntland, bul sho iyo maamulba, sida ay ugu istaageen hirge linta doorashada Goleyaasha Deegaanka, taas oo horseedaysa in dadku ay codkooda ku doort aan hoggaanka deegaannadooda.

Iyadoo kale wuxuu intaasi ku daray in hirgelinta doorashada qof iyo cod ee heer deegaan iyo heer Federaalba ay ka mid tahay himilooyinka uu dadaalka ku bixinayey, maadaama ay tahay dhabbaha kaliya ee xoojin kara isla xisaabt n ka iyo maamul wanaagga dalka

"Hannaankan doorashada tooska ah in ay ka hirgasho Puntland waxay tusaale u tahay sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu hamuum-qa baan inay hoggaankooda ku soo doortaan cod kooda, arrinkaas oo aan horey dadaal ugu bixi nnay, lana jecel nahay in ay gaaraan dhamma an deegaan nada dalkeenna, heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed” ayuu yiri.

Puntland ayaa waxaa la filayaa in beri ay ka bilaabato codeynta doorashada qof iyo codka ah oo lagu soo dooranayo goleyaa sha deega anka taas oo ay ku tartamayaan ururada.

Wasiir Alcadaala oo soo xiray wadata shiga Istiraatijiyadda Qaran ee warba ahinta

Kusimaha wasiirka ahna wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiis ka XFS, mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cad aala ayaa Dorraad oo Arbaco ah ku soo xiray M/Muqdisho kulanka Wadatashiga Istiraatijiyad da Qaran ee Warbaahinta iyo wada xiriirka.

Kulanka aqoon isweydaarsiga Wadatashiga istiraatijiyadda Qaran ee warbaahinta iyo wada xiriirka ( National Communication strategy ) oo socday muddo seddex maalmood ah ayaa wa xaa soo qaban qaabisay wasaaradda Warfaaf inta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, wax aana ka qeyb-galay madaxda qeybaha warfaa finta ee hay’adaha dowladdda Federaalka, G/BanaadirWarbaahinta iyo qeybaha bulshada.

Kulanka ayaa intuu socday waxaa diiradda lagu saaray sidii loo dabooli lahaa baahida bul shada looguna gudbin lahaa farriimo wanaags an oo mid ah , isku xirka dowladda iyo shacab ka Soomaaliyeed iyo helidda istaraatiijiyad m ideysan oo lagu wajahayo habka warbaahinta iyo wacyi-gelinta dadweynaha, iyada oo xoogga la saarayo la dagaallanka khawaarijta.

Wasiir ku xigeenka oo ka hadlayay ayaa u mahad celiyay mashruuca TIS3/USAID oo wa saaradda ka taageeraya sameynta istiraatiijiyad da, hay’adda Perspective Media oo farsamo ah aan kala caawinaysa iyo hawlwadeenada hay’ adaha dowladda iyo qeybaha bulshada ee wad atashiga u socday maalmihii la soo dhaafay.

Wasiir Caddaala ayaa hoosta ka xariiqay in qorridda istiraatiijiyaddani muhiim u tahay isku soo dhowaashaha dowladda iyo dadweynaha, mideynta farriimaha dowladda iyo jiheynta hor umarka dalka, ayna wasaaradda sii gaarsiin do onto dhammaan hay’adaha muhiimka u ah wad atashida sida dowlad goboleedyada si talad ooda ay ugu daraan.

Wajiga koowaad ee Wadatashiga waxaa xi gaya kuwa kale oo dhacaya bilaha soo aaddan oo looga talo galinayo dowlad goboleedyada iyo hay’adaha kala ee lagama maarmaanka u ah in la tashiyo lagala sameeyo istaraatiijiyadan

Faahfaahino kasoo baxaya ganacsade lagu dhex dilay goobtiisa ganacsi

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Habeen hore kooxo hubeysan ay ugu geysteen degmada Dharkeenleey ee M/Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa ganacsatada deg madaas.

Dilka ganacsanadahaan ayaa la sheegay in uu ka dhacay gudaha goobtiisa ganacsi oo ku taala Xaafada macmacaanka, waxaana dilka ka dib goobta si deg deg ah uga baxsaday dab leydii dilka geysatay.

Marxuumka ganacsadaha ah ee la dilay ayaa magaciisa lagu shee gay Daahir Xuseen Maxamuud,ma na la oga ilaa hadda sababta ka dambeysa dilkiisa.

Dilka marxuumka kadib waxaa goobta gaar ay ciidamo ka tirsan kuwa amaanka oo halka asi ka sameeyay howlgalo baaritaano ah, hay eeshee lama sheegin cid ay usoo qabqabteen dilka ganacsana daha loo geystay.

Sidoo kale ma jirto ilaa hada cid sheegatay masuuliyadda dilka loo geystay marxuumkaan oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo dhawaan kala qa lin jabiyay mid ka mid ah jaamacaddaha M/Muq disho, waxaana dilkiisa uu kusoo beegmaya iy adoo mudooyinkii dambe amaanka magaalada Muqdisho uu ahaa mid soo hagaagayay.

Soomaaliya oo ka qayb-galaysa Shir yabooh dhaqaale loogu sameyn doono dalalka Gees ka Afrika

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray Magaalada New York ee dalka Ma reykanka halkaas oo uu kaga qeyb galayo shir heerkiisu sarreeyo oo yabooh dhaqaale loogu sameyn doono dalalka Geeska Afrika oo Soomaaliya qeyb ka tahay.

"Waxaan gaaray magaal ada New York si aan uga qaybgalo shir heer sare ah oo yabooh dhaqaale loogu samayn doono wadamada geeska Afrika ee sanadihii la soo dhaafay ay abaaruhu saamay nta xun kaga tageen” ayuu yiri Wasiir Huruuse.

Booliska Maamulka Hir-Shabeelle oo gacan ta ku dhigay rag dilal geystay

Ciidanka Boliiska Gobolka Hiiraan ee dowl ad Goboleedka Hir-Shabeelle , ayaa gacanta ku soo dhigay 3 qof oo ku eedeysan inay 22/ 05/023 tuulada Hiiraan-Bile oo 6KM Bele dwe yne u jirta ku dileen Marxuum Duqow Hilowle Isaaq, in Hooyo Cadeey Kuusow Cumarow 38 jir.

Marxuumka ayaa xiligii la dilay ahaa musa afir ku watay gaariga Hoomi ahaa qoyski isii, kuwaas oo kusii jeeday degaano katir san Gobolka Hiiraan.

Fal danbiyeedkan oo ay ka caroodeen dad weynaha ku dhaqan M/Beledweyne, ayaa sa babtay in Booliiska iyo Shacabka oo iskaasha naya ay gacanta ku soo dhigaan eedeysanay aasha oo hada ku jira gacanta Boliiska si ay u wajahaan Maxkamada Awooda u leh loona cadaalad mariyo.

Degaano badan oo katirsan gobolka Hiir aan ayaa waxaa dhowr jeer ka dhacay dilal la xiriiray aanooyin qabiil iyo kuwo ay geysteen bu rcad hubeysan, kuwaas oo caqabad ku noqday Amniga Gobolkaas.

Somaliland: Colaad laba beelood ku dhexm artay gobolka Togdheer oo xal laga gaadhay

Colaad laba beelood ku dhexmartay gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa ugu danbayn Dor raad xal buuxa laga gaadhay.

Shaqaaqadan oo galaafatay nolosha ugu yaraan 3 qof oo ka kala tirsan beelaha dhibaatadu dhexmartay, ayaa soo jiidatay indhaha bulshada Somaliland iyadoo xukuumad, mucaarad, waayeel

iyo waxgaradba gurmad laga galay daminteeda.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa badhtamihii bishan u safray magaalada Burco si uu gacan uga gaysto daminta colaada, sidookale wasiiro xukuumada ka tirsan ayaa halkaa u joogay daminta colaada.

Madaxda xisbiyada mucaaradka Somaliland iyo qaar kamid ah madax dhaqameedka ugu caansan Somaliland ayaa iyaguna Burco u joogay xal u helista colaada ilaa badhtamihii May.

Colaada ayaa Dorraad lagu dhameeyay shir si wayn loosoo agaasimay oo mucaarad iyo muxaa fadba laysku arkay, oo ka dhacay magaalada Burco.

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Dorraad mar uu daadihin ayay dood ka dhacaysay golaha sheegay in cola ad beeleedyo ay ka hurayaan qaar kamid ah gobolada.


Sawirro: DENI oo qaaday tallaabo cajiib ah ka hor doorashada berri dhaceysa

Madaxweynaha DG/ Puntland Md.Saciid Ca bdullaahi Deni ayaa Dorraad xaafadaha degm ada Badhan ka sameeyay olole cajiib ah, oo co dka ugu raadinayo Urur Siyaasiyadeedkiisa KAAH.Madaxtooyada Dowlad-goboleedka Puntl and ayaa baahisay madaxweyne Deni oo sidoo kale ah guddoomiyaha urur siya asade edka KAAH oo albaabada u gara acaya

qaar kamid ah dadka xaafad aha degmadaasi, ee u diiw aan-gashan inay ka qeyb-galaan cod bixinta be rri ka dhacaysa maamulkaasi.

aciid Deni ayaa weydiistay bulshada uu la kulmay in ay u codeeyaan urur siyaasadeedka KAAH.

"Waxaa sharaf ii ah inaan qaraacay Albaa bada xaafadaha Badhan, si aan dadkeyga u we ydiisto codka in ay na siiyaan, oo u codeey aan Ururka KAAH Doorashada Goleyaasha de ega anka ee 25 May 2023, KAAH waa ururka ay ka soo maaxatay aragtida iyo hirgelinta in awo oda Shacabka loo dhoweeyo,” ayuu yiri mada xwey naha Puntland ahna guddoomiyaha urur siya asadeedka KAAH.

Tallaabadan uu Dorraad qaaday ayuu mada xweyne Deni ku tilmaamay "guul weyn oo taari ikhi ah,” maadaama isaga oo madaxweynihii maamulka ah uu cod ka raadinayo bulshada, u guna tegayo xaaf adaha.

"In aniga oo Madaxweynihii ah aan cod ka raadinayo Bulshada, tegayo xaafadaha oo cods anayo cod, waa guulaha ugu weyn ee Shacab ku helayo waayo waxay awood u yeesheen in ay wax doortaan, dad kaygow waxaa inaga go ’an in aynu wadajir taariikh u sameyno Inshal lah (Berito) 25 May 2023.”

Shirka Golaha Wadatashiga oo ka furmay Muqdisho iyo laba mas’uul oo ka maqan Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay "Waxaynu suntaynaa Taariikh cusub oo soo noolaysay Rajada Sha cabka Soomaaliyeed oo dhan, waayo Rajada u weyn ee dalkeenu waa in dadku codeeyo. Guul Inshallah.”

Si kastaba, Puntland ayaa waxaa la filayaa in beri ay ka bilaabato codeynta doorashada qof iyo codka ah oo lagu soo dooranayo goleyaasha deegaanka, ayada oo mucaaradka lagu qanciyay in doora sha da ku dhacdo si nabdoon, ka dibna la isu gu yimaado shir guud oo looga tashana yo doorashada madaxweyn aha ee 2024-ka.

Maxaa ka jira in wariye Bushaaro Baanday la gaarsiiyay dhaawacyo kaddib xarriggeeda?

Bishaaro Baande Baraha Bul shada Cop yright: Baraha Bul shada Waxaa maalintii 9-aad xabsi ku yaalla magaalada Har geysa ku xiran weriye Bu sha aro Cali Maxamed (Busha aro Baanday) oo lagu qabtay maga alada xuduudeedka Wajaale. Inkastoo aan weli si ra smi ah loo shaacin ee deymaha loo haysto wer iyaha, ayaa hadda qar eenkeeda Mubaarik Ma xamuud Falaag waxa uu sheegay inay tuhun san yihiin qoraallo ka dhan ah Madaxweynaha Somaliland oo ay ku faafisay boggeeda Faceb ook.Hay'adda u dood da xuquuqda weriyayaa sha ee the Committee to Protect Journalist (CPJ) ayaa ku baaqday in degdeg loo sii daayo weriye Bushaaro Baan day.

Waxa jiray dhaawacyo la sheegay in la gaa rsiiyay Bushaaro taas oo hadal heyn badan oo isugu jirta beenin iyo rumeyn ka dhex dhali say baraha bulshada haddaba qareen Mubaa rik Maxamuud Falaag Oo ka hadlaya waxa ka jira in dhaawacyo la gaarsiiyay Bishaaro ayaa yiri "17-kii bisha ayaa lagu qabtay wajaale ka dib ayaa loosoo gudbiyay Hargeysa markii la soo qabanayay ayaa waxa gaaray labo nabar mid addinka ayuu ka gaaray oo wey duuban ta hay, waxa ay ii sheegtay in markii lasoo qaban ayay ay lugtu isku laabantay oo uu dhaawaca asi ga aray sidaas ayey ii sheegtay weyna duub an tahay halkan kale ee wajiga garan meyso wa xa kaga dhacay laakiin waa nabar intaas ayan ogahay”

Mar la weydiiyay qareenka waxa keenay xar rigga Bushaaro ayuu yiri "Weli garan meyno eed rasmi ah welina waa waqti hore waxa jira baaristiina CID-da ayaa gacanta ku heysa laa kiin waxa ay u badantahay in lagu haysto wax yaabo ayku qoreysay baraha bulshada”

Waxa uu sheegay in Maanta oo Khamiis ah la hor geyn doono maxkamadda.

Puntland: Muran weli ka taagan arrima ha doorashada xilli ay ka harsan tahay 24 saac wax ka yar

Iyadoo 24 saac wax ka yar ay ka harsan ta hay doorashada golayaasha deegaanka Puntl and, ayaa koox dabley ah waxay weerar ku qa adeen sanaadiiq doorashada oo loo waday deg mada Burtinle iyo degaano hoos yim aada.

Arrintaan ayaa ku soo aaday iya doo Dorra ad Isi mada iyo nabadoonada gobolka Nugaal ay xal ka gaaren khilaafkii arrimaha dorashada.

Ciidamada gadoodsan ayaa qorshuhu ahaa inay Habeen hore isaga baxaan goobaha ay xi rteen, arrintaan oo keentay in guddiga doorash ada uu isla Habeen hore fasaxay qalabka door ashada ee harsanaa.

Warar aan helayno waxay sheegayaan in si yaasiyiinta kasoo horjeeda doorashada dhex dooda isku khilaafeen go’aanada soo baxay.

Qaar kamid ah ayaa la sheegayaa inay diidd an yihiin in wax doorasho ah la qabto.

Dhinaca kale, Puntland ayaa aad u adkay say amniga doorashada, iyadoo la howlgaliyay in ka badan 6kun oo askari oo ilaalinaya amn iga goobaha doorashooyi nku ka dhacayaan, si looga hortago amni darro kaste.Laamaha amn iga oo hadda shir uga socdo M/Garowe ayaa ka tashanaya jawaabta ay ha y’daha amnigu ka bixinayaan haddii mar kale la carqala deeyo howlaha doorashada.

In ka badan 1 milyan oo qof oo ku bara kac ay gudaha Soomaaliya

Colaadaha sokeeye, Abaarta ka dhacday dalka iyo fatahaadaha wabiyada ayaa ku qasb ay in ka badan 1 Milyan oo qof oo Soomaaliya ku nool inay ka cararaan guryahoodii 130 maa lmood gudahood – waana heerka barakaca ugu sarreeya ee dalka.

Tirakoobyada ay diiwaan geliyeen Hay’ada ha UNHCR, Hay’adda Qoxootiga Adduunka, iyo Norwegian Refugee Council (NRC), ayaa muujinaya in iskahorimaadku uu ka mid ahaa sababaha ugu waaweyn ee barakaca intii u dhe xeysay 1-dii Jannaayo iyo 10-kii May ee sann adkan, halka in ka badan 408,000 oo qof ay ku barakaceen daadad ku soo rogmaday guud ah aan guryahooda.

tuulooyinka iyo 312,000 oo qof oo kale ayaa ku barokacay abaar ba’an. In ta badan dadka asi waxay u qaxeen gobollada Hiiraan ee bar tamaha Soomaaliya iyo Gedo, ee koonfurta So omaaliya.

"Kuwani waa tirooyinka naxdinta leh ee qaar ka mid ah dadka aadka u nugul oo lagu qasbay inay barakacaan,”ayuu yiri Agaasimaha NRC ee Soomaaliya Maxamed Cabdi. "Iyadoo 1 Mily an oo qof ay horay u barokaceen wax ka yar 5 bilood, waxaan ka cabsi qabnaa in kuwo horleh ay barakacaan maadaama dham maan dhibaa tooyinka ay weli kusii kordhayaan Soomaaliya.

Qaar badan oo ka mid ah kuwa lagu qasb ay inay qaxaan ayaa gaaraya magaalooyinka cirii riga ah iyo goobaha ay horey u martigal iye en dadka gudaha ku barokacay .

Baahiyaha deg degga ah oo ay dadkaasi qa baan ayaa waxaa kamid ah Adeegyada cunta da, hoyga, iyo ilaalinta oo ay ku jiraan ilaalinta c arruurta iyo ka hortagga rabshadaha ku sal aysan jinsiga.

"Baahiyaha bini’aadantinimo ee Soomaaliya waa ay sii kordhayaan, waxaan la shaqeyney naa hay’adaha samafalka si aan uga jawaabno sida ugu macquulsan, laakiin barokac cusub ay aa kor u kacaya maalinba maalinta ka dambe ysa, baahida ayaa ah mid xad dhaaf ah,” ayay tiri wakiilka UNHCR ee Sooma aliya, Magatte Guisse.

In ka badan 3.8 milyan oo qof ayaa hadda ku barokacay Soomaaliya, taasoo uga sii dar eysa xaalad bini’aadantinimo oo aad u liidata halkaas oo ilaa 6.7 milyan oo qof ay la halgam ayaan sidii ay u dabooli lahaayeen baahiyahoo da cunto. In ka badan nus malyuun caruur Soo maaliyeed ah ayaa waxaa soo food saartay naf aqo darro aad u daran. Hase yeeshee, hay’ad aha gargaarku waxay ilaa hadda heleen boqol kiiba 22 keliya ee agabka loo baahan yahay si loo gaarsiiyo gargaarka aadka loogu baahan ya hay sannadkan.

"Waxaan ku boorineynaa deeq-bixiyeyaa sha caalamiga ah inay kordhiyaan maalgelinta si ay si wanaagsan u ilaaliyaan kuwa ay u bad an tahay inay xamili karaan dhibaatada ugu we yn ee hadda jirta, haddii kale marnaba ma arki doono dhammaadka musiibada bini’aada mka ee soo socota,” ayuu raaciyay.

Saraakiil katirsan Booliska Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi ka socda Booliiska Gaarka ee Ozil Har akat ee Dowlada Turkiga, ayaa Dorraad booqa sho kooban ku soo gaaray M/Muqdisho.

Taliye xigeenka Ciid anka Booliiska Soomal iyeed, S/Guuto, Cusma an Cabdullaahi Maxam ed (Kaniif) iyo Saraakiil kale ee Booliiska Soomaliyeed ah ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan-Cadde ku soo dhaweeyey Saraakiisha.

Wafdigaan ayaa u yimid Muqdisho in ay bo oqdaan, Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Booliiska Gaarka ah ee Haramcad oo ay Dowladda Turkigu tabaarto.

Wafdiga oo ka koobnaa Afar Sarkaal ayaa dha maantood ka socday Ciidanka Ozel Harakat. Waxeyna kala yihiin.

1: Taliyaha özel Harekat

2: Taliyaha Arimaha Dibadda

3: Taliye kuxigenka Arimaha Dibadda

Iyo Sarkaal katirsan özel harekat.

Booqashadaan rasmiga ah ayaa mudo dhan dhowr cisho wafdiga ku joogi doona an Caasim adda Soomaaliya ee Magaal ada Muqdisho, iya ga oo kulamo la qaadan doonaan madax ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ciiddanka Gurmadka Degdega ee RSF oo soo riday Diyaarad Dagaal

Iyadoo maalintii Labaad ay xabad joojinta ka dhaqan gashay dalka Sudan ayaa waxaa ay da gaalo ka dhaceen qeybo ka mid ah Caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Iska horimaadyadaasi waxa uu dhex maray Ciiddanka Dowlad da Sudan iyo ku wa Gurmadka De gdega ee RSF.

Dhanka kale, La-Taliyaha Taliya ha Ciiddanka RSF ee Arrimaha Siyaasadda, Yuu suf Cisat waxa uu sheegay inay Ciiddanka Gur madka Degdega soo rideen Diyaarad Dagaal oo nooceedu ahaa MIG, isla markaana ay Duuliyihii gacanta ku dhigeen.

Baraha Bulshada ayaa la soo dhigay SAWIRO iyo Muuqaalo laga dheehan karo Diyaarad Dagaal oo iyadoo ololaya ku dhacday goob Fagaare Guud oo ku yaalla Deegaanka Ambat ee Galbeed ka Caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Muuqaalka waxaa kale oo uu ka muuqda iya doo Ciiddanka Gurmadka Degdega ay gacanta ku hayaan Hal Duuliye, lama yoga halka uu ku da mbeeyey Duuliyihii kale ee la socday Diyaaradii Dagaalka ee la soo riday.

Dhanka kale, Ciiddanka Dowladda Sudan wa xay Duqeyn Diyaaradeed la beegsadeen Saldhig Talis u ah kuwa Gurmadka Degdega ee RSF oo ku yaalla magaalladda Al-Madiina Al-Riyaadah iyo goobo kale oo ku yaalla Koonfurta Khartoum.

Muuse Biixi Oo Safiirka Uk La Wadaagay Go’aan Cusub Oo La Xiriira Dagaalka

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Dorraad qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka cusub ee dowladda UK ee arrimaha Soo maaliya Amb. Mike Nithavria nakis, oo howl shaqo ku yimid caasimada Somaliland ee Hargeysa.

Kulankan ayaa waxaa lag aga wada-hadlay qodobbo dhowr ah oo ay kamid yihiin sidii dowladda Ingiriiska iyo Somalil and sannadkan gudihiisa ay u daah-furi lahaayeen mashaariicda labada dhinac iska kaashadeen ee Berbera Corridor iyo horumarinta dekedda Ber bera. Sidoo kale, waxa shirka lagu lafo-guray mashaariicdii hore u socday ee la xidhiidhay arri maha bulshada ee dowladda Ingiriisku ka taageeri jirtay Somaliland in la sii dardar-geliyo kuwii socday iyo kuwa cusubba.

Kulankan ayaa waxa kale oo lagaga hadlay arrinta dagaalka ka taagan xarunta gobolka Sool ee Laascaanood iyo sidii xal loogu heli lahaa colaadda sii daba dheeraaneysa ee halkaasi ka taagan.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxa uu safiir ka la wadaagay in marwalba ay ka go’an tahay xukuumadda uu hoggaamiyo xabbad-joojin, diy aarna ay dowladdu u tahay nabad.

Ugu dambeyntiina waxaa kulankaan looga had lay arrimaha doorashooyinka Somaliland ku soo fool leh, oo muddooyinkii dambe uu ka dhashay khilaaf la xiriira qorshaha xukuumadda ee doora shooyinka.

Muuse Biixi ayaa safiirka wuxuu u shee gay in ay si habsi leh u socdaan hawlaha u diyaar garo wga doorashooyinku, sida shaq ada daabacaad da iyo qaybinta kaadha dhka codbixiyayaasha.

Kulankan ayaa waxaa madaxweynaha ku weh linaayey wasiir ku-xigeenka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah, ahna ku simaha wasiir ka Cabdinaasir Cumar Jaamac.

Dhinaca wefdigana waxa safiirka ku wehlina ayey masuuliyiin kale oo ka socday xafiiska hor umarinta UK ee Somaliland.

.Mareykanka oo liiska madow ku daray 26 Soomaali ah

Dawladda Mareykanka ayaa Dorraad liiska madow ku dartay xubno kale oo ka mid ah ururka Al-Shabaab iyo shaqsiyaad xiriir la leh kooxda.

War saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaash aandhigga ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in xubn aha liiska madaw lagu daray ay ka mid yihiin:

Maxamed Siidow oo Mar eyanku sheegeen inuu ya hay amiir dhinaca maaliyad da ah oo ka tirsan ciidanka jabhadda ee Al-Shabaab; Cali Yare oo la sheegay in uu yahay amiir kale oo dhi naca maali yadda ah oo qaabilsan inuu canshuuraha Al-Shab aab uga uru riyo tuullada Beledul Amiin ee gobol ka Shabeel lada Hoose; Maxamed Dauud Gabaa ne oo isna la sheegay inuu Al-Shabaab mas’uul uga yahay hawlaha canshuuraha degmada Wanl aweyn.

Waxaa kale oo xubnaha uu Mareyanku ku da ray liiska madow ku jira Suleiman Cabdi Daoud oo ah amiirka maaliyadda ee iyo amiirka dega anka Beledul Amiin, iyo kormeerka maxkamadda Al-Shabaab ee ganaaxa uru risa.

Maxamed Cumar Maxam ed ayaa isna la sheegay in uu yahay guddoomiyaha Al-Shabaab ee Diinsoor, wax aana lagu eedeeyey inuu mas ’uul ka yahay wee raro lagu qaaday rayidka.

Sidoo kale waxay dawladdu Mareykanku Dor raad sheegtay inay liiska madaw ku dartay xubno kale oo ka mid ah Al-Shabaab iyo hay’ado lagu ee deeyey inay ku xiran yihiin ururka.

Soomaaliya iyo laba dal oo kale oo helay ka almo dhaqaale oo kor u dhaafeysa laba bilyan oo dollar

Dadka la bartilmaameedsaday waxaa ku jira 15 qof oo la sheegay inay fududeeyaan maaliyadda ururka, afar ka ganacsada dhuxusha sharcidarr ada ah iyo toddoba hay’adood oo ku xiran.

Xubnahaas kalena waxaa ku jira Xasan Abshir Xuurow oo Mareyanku sheegay inuu hoggaamin ayey koox Al-Shabaab lacagta uga ururiisay ray idka Kismaayo, Aadan Yusuf Saciid Ibrahim (Ib rahim) oo Mareyanku sheegay inuu Al-Shabaab hanti uga ururiyo Shabeella Hoose iyo Mumin Dheere (Dheere) iyo Macalin Burhaan oo Mar eykanku sheegay inay kala yihiin ku-xigeenka amiirka deegaanka Wayanta oo tirsan Shabe ellada Hoose.

Xubnaha ayaa waxaa sidoo kale ka mid ah; madaxa xisbada Al-Shabaab ee isla degaankaas, iyo 14 qof oo kale oo iyagana lagu eedeeyey dhaqaale u ururiyeen Al-Shabaab iyo 9 ka gana csiga dhuxusha, iyo shirkado.

Ganacsato loo haysto kiis xasaasi ah oo la hor geeyay Maxkamadda G/Banaadir

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Dr. Saleeb aan Maxamed Maxamuud oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday in xafiiskiisa uu Maxkam adda gobolka Bana adir horgeeyay ganacsato iyo shirkado loo haysto kiis xasaasi ah, kuwa as oo maalmo kahor lagu soo qabtay howlgal qorshey san uu ka dhacay Bakaare.

Ganacsatadan ayaa waxaa lagu soo eedeeyay inay iibanayeen raashin iyo cabitaano dhacay, ku waas oo halis ku ah bulshadeena. Sidoo kale xa fiiska Xeer-ilaaliya ha ayaa sheegay in ganacsatadan iyo shirakadaha ay jaw aano iyo taarii kh cusub siiyeen cunoo yinka iyo cabitaanada dha cay."Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu horgeeyay Maxkamadda Gobolka Ban aaditr 9 eedeysane iyo shirkado lagu soo xiray ka ganacs iga cunnooyin iyo cabitaanno dhacay, ay aga oo ja waano iyo taariikh cusub siinaya,” ayaa lagu yiri qoraalka Xeer-ilaalinta.

Qoraalka ayaa intaasi kusii daray "Marka ay baarista soo dhammaato waxa uu xafiiska eedoo da u gudbin doonaa maxkamadda awoodda u leh”. Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ay aa sidoo kale digniin culus u diray cid kasta oo ku howlan kaydinta iyo ka ganacsiga raashinka dha cay oo halis ku ah bulshada.

Dhanka kale, Xeer-ilaaliyaha ka ayaa farriin ga ar ah u diray dad weynaha Soo maaliyeed, isaga oo ku booriyay inay arrintaan kala shaqeeyaan hay’adaha ammaanka.

‘Wuxuu xafiisku ku boorinayaa bulshada Soo maaliyeed inay la shaqeeyaan hay’adaha amniga, si loo soo afjaro falalka kha tarta ku ah bulshada,” ayaa markale yiri qoraalka.Ugu dambeyn Xeer Ilaalinta ayaa bogaadisay dadaalka hay’adaha ammaanka ee dowladda oo howlgal ay ka samee yeen Bakaaraha kusoo qabtay ganacsatada la geeyay maxkamada

SIDA CAGAFTU CAGO UGU NOQOTAY BALADWEYNE

Markaygii iigu horeysay ayaan ka dagay gar oonka diyaaradaha ee Beledweyne. Gaadhi yar ayaan kasoo raacay gegida diyaaradaha ee Ug aas Khaliif, wadahii baabuurkuna waxuu ii she egay in uusan magaalada gudaha ii geyn karayn; meel banaan ah ayuu igu

dejiyay waxuuna ii tilmaamay halka gaadiidka Cagafta oo ah tan kaliye ee magaalada gudah eedda ka shaqaysa laga raaco. Halkii ayaan te gay, waxaa taagan cagaf nooca beeraha lagu qo do ah oo ay dadku raacayaan, waan soo galay an niga oo boorsadaydii dhabarka sita kaamirad aan sawirro ku qaado ayaana kalasoo baxay.

Cagafta waxaa saaran dad kala duwan dumar iyo rag, kuwaas oo markaas magaalada hoose u socda, waxayna cagaftu maraysaa jidka magaala da dhex mara oo ah kan keliya ee ay hadda ku socon karto. Xowliga biyaha socdana waxayba awoodaan in ay gediyaan gabi ahaanba cagafta iyo waxa saaran haddii wadahu kaadsiinyo iyo ji dka dhankuu ka yaqaanno uusan ku wadin.

Waa magaalo dhan oo aad moodo war, guryo laga barakacay oo biyahu ka buuxsameen una muuqda kuwo aan waayahan la deggin ayaana jidadka hareeraheedda ka muuqda, wadaha cag afta ayaan su’aalay "Magaalada dhan ma sidan ayay hadda isugu socotaa?”

"Haa, maanta Beledweyne caggo aan cagafta ahayn maleh; biyahu haddii ay sidan kasii bata ana iyaduna ma socon doonto”. Ayuu iigu jawaab ay isaga oo sii jeeda hayana isteerinka cagafta.

Barre waxay daadadka Baledweyn u noqde en fursad shaqo oo uu u helay cagaftii uu u iib saday in uu beeraha ku fasho.

Gadiidkaan hadda dad ka u noqday waxa keliya ee ay magaalada ku yimaada an alaabahana kaga qaat aan waa kuwii beeraha lagu falaayay, beerahii la gu fali jirayse waxaaba burburiyay fataahada Wab iga Shabeelle oo magaaladii markii danbe baraki ciyay. Balse, wadayaasha cagafta halkaan iyaga shaqo ayaa ugasoo baxday. "Cagaftaan meel ayay iska taalay beero lagaga shaqeeyo ileen had da ma jiraane; haddana anniguna waan ku shaq aysanayaa magaaladana waan ugu shaqeynayaa waana gaadiidka keliya ee hadda magaalada dhex mari kara”. Ayuu yidhi Barre Aadan Shire oo kamid ah wadayaasha cagafta markiisii horena ahaa beeroleey.

Intaad magaalada dhex socoto ishaadu gadiid ka keliya ee ay qabanayso waa cagafta, oo si aan joogsi lahayn isu dabamaraysa.

Dadka raacaya cagafta waxaa laga qaadayaa lacag u dhexeysa 4-6 doolar qofkii iyada oo kolba la’eegaayo halkuu qofku kasoo raacay, sidaas oo ay tahayna haddana raacitaanka cagaftu waa ay tahay wax laga baqo biyaha ay dhex marayso ma rkaad eegto iyo sida kolba dhan ay ugu ciirayso. Halisteeda ayayna leedahay oo mararka qaar iyada ayaaba godad kula dhacaysa dadkii iyo ala abadii ay siteenba.

"Marwalba ma sahlana in aad jidkaan ku noqn oqoto waa mid cabsidiisa leh, sidaas oo ay tahay wax kale oo aan samayno maleh; dadkiinna wax kale oo ay cunto xiitaa ku qaadan karaan ma hela yaan.” Ayuu yidhi Barre.

Magaalad Beledweyne oo ay fatahaadu si mugleh u saamaysay ayayna illaa iyo hadda ka jir in cid gargaar muuqda oo bin’aadantinimo ka wa da, waxayna u badantahay in xaaladdu kasii darto haddii biyaha badan ee Wabiga Shabeelle ka keenaayo buurelayda sarre ee Itoobiya ay sii bat aan.XIGASHO:-BBC

Dadkii ku waxyeelloobay dagaalka Ukraine oo la sheegay in ay u badnaayeen waayello

Qiyaastii saddex meelood meel dadkii ku dhi ntay dagaalkii Ukraine waxay ahaayeen dad da' ah, 4,187 dhibanayaal ah oo la diiwaan galiyay, 1,346 waxay da'doodu ka weyn tahay 60 sano, sida la gu sheegay warbixin ay soo diyaariyeen kormeerayaa sha xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay.

Dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqul insaanka ayaa ogaaday in dadka da'da ah ay si gaar ah u saa meeyeen mugdiga sababo la xiriira weerarrada Ruushka ee kaabayaasha muhiimka ah tan iyo Oktoobar 2022.

Dadku waxay ku dhamaadeen guryo dabaqyo ah oo ay awoodi waayeen inay koraan ama ka da gaan markii wiishka ay raaci lahaayeen uu sha qeyn waayay.

Qaar waxay ahayd in degdeg loo daadguree yo, qaar kalena waa la badbaadin kari waayay.

Ruushka ayaa si isdaba joog ah u beeniyay in uu bartilmaameedsanayo rayidka iyo kaabayaa sha rayidka ee Ukraine.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 18,500 oo dhimasho ah, oo ay ku jiraan in ka badan 6,660 lagu dilay dhulka ay Ukraine maamusho tan iyo bishii Febraayo 2022.

Haweeney 95 sano jir ahayd oo geeriyootay ka ddib markii nin boolis ah uu weeraray

Clare Nowland

SUPPLIEDCopyright: SUPPLIED

Haweeney 95 jir ah oo ay booliisku ku qabteen qalabka ku shaqeeya qorontada ee loo yaqaano tiisarka xilli ay ku sugneyd guri lagu xanaaneeyo oo ku yalla dalka Australia, ayaa dhalisay qeylo dhaan dadweyne iyadoo ugu danbeyn ay geeri yootay.

Clare Nowland ayaa si xun loo dhaawacay ka dib markii ay booliisku ka jawaabeen wararka she egaya in ay mindi kula dhex wareegaysay gurigeeda dary eelka abbaaraha 4-tii subaxn imo Arbacadii hore.

Booliiska New South Wal es ayaa sheegay in ay dhi matay fiidnimadii Arbacada.

Askariga qalabka ku aadiyay Ms Nowland ayaa lagu soo oogay dacwad.

Ms Nowland waxay ku noolayd guri daryeel oo ku yaal magaalada Cooma oo qiyaastii 114km koonfur kaga beegan Canberra, caasimadda Aust ralia.

Ms Nowland ayaa la rumeysan yahay in mada xa uu dhaawac halis ah kasoo gaaray iyo dhiig bax halis ah kadib markii madaxeeda ay six un dhulka ugu dhifsatay intii uu shilku socday.

Caalim Muslim ah oo lagu waayey dembi kufsi oo lagu eedeeyay Tariq Ramadan

Barfasoorka caanka ah ee dhiga duruusta Isla amka, Tariq Ramadan ayaa lagu waayey kiis la xiriiray kufsi iyo gal mo qasab ah oo yiilay max akamad ku taal dalka Switzerland.

Mr Ramadan oo haysta dhal ashad dalka Swiss-ka waxaa awoow u ah Xasan Al-Bannaa oo ah aasaasihii Ikhwaanul Muslimiinkii Masar.

waxaa kiiska keenay maxakamadda haweenay Swiss ah oo sheegtay in uu Tariq ku kufsaday ho teel ku yaala Geneva san nadkii 2008.

Haweenayda oo ah mid soo islaantay kana mid ah taageerayaashiisa ayaa maxakadda u she egtay in ay barfasoorka kala kulantay kufsi, gara acid iyo aflagaaddo.

Waxay sheegtay in ay tani dhacday ka dib mar kii barfasoorkan dhiga jaamacadda Oxford uu ku casuumay in ay wadaagan kaxwe kadib mar uu u soo dhamaaday shir ay lahaayeen.

Mr Ramadan oo 60 jir ah ayaa wajihi lahaa illaa saddex sano oo xabsi ah haddi lagu heli lahaa kiiska. Waa uu diiday dhaman eedaymaha, balse wuxuu qirtay in uu haweenayda la kulmay.

Barfasoore baangad ku eryatay wariye oo tallaabo laga qaaday Baangad

Sida lagasoo xigtay wargeyska waxay ku qayl isay, " albaabka ii dhaafa haddii kale baangaddan ayaan idinku jarjarayaa."Image caption: Sida la ga soo xigtay wargeyska waxay ku qaylisay, " albaab ka ii dhaafa haddii kale baangaddan ayaan idinku jarja rayaa."

Barfasoore wax ka dhigta jaamacadda Hunter ee dalka Marayk anka ayaa shaqada laga eryay ka dib markii ay weriye iyo sawir qaade ka tirsan war geyska New York Post ku handadday ba angad.

Saxafiyiinta ayaa isku dayayey Shellyne Rod riguez kala hadlaan dhaleecayn ay usoo jeedisay dadka u dhaqdhaqaaqa ka hor tagga uur soo xaaqidda ee laanta jaamacaddeda ee ay baraha ka tahay, ayaa lagu yiri wargeyska.

Ms Rodriguez ayaa suxufiyiinta waddada kula daba kacday baangad sida ka muuqata muuqaal la duubay.

Kuleejka Hunter oo qayb ka ah jaamacadda caasimadda New York, ayaa xaqiijiyey in "shaq ada laga eryayay".

Weriye Reuven oo uu wehliyo sawir qaade ayaa aaday guriga Ms Rodrig uez si ay wax uga wyd iiyaan muuqaal baahay oo ay ku dhaleecay nayso arday kasoo hor jeeday soo xaaqidda ilm aha oo jaamacddeeda ka tirsanaa.

Sida lagasoo xigtay wargeyska waxay ku qayl isay, " albaabka ii dhaafa haddii kale baangaddan ayaan idinku jarjarayaa."

Qormada wargeyska ayaa lagu sheegya in ay "suxufiyiinta qoorta ka saartay baangadda" ka dib markii ay afaafka ka furtay. Aqalka hoggaamiyihii dilay in ka badan lix milyan oo Yuhuud ah oo qorshe cusub loo same eyay

Sidee ayay ganacsatada Soomaalida u saam eysay koronto la’aanta baahsan ee Koofur Afrika?




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip