HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 24-KA MAY 2023-KA

0
Wednesday May 24, 2023 - 08:35:24 in Wararka by
  • Visits: 476
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 24-KA MAY 2023-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Ra'iisal wasaare Xamse oo hadal ka jeed iyey shirka Bangiga Horumarinta

Ra'iisul wasaaraha xukuumadda FS mudane Xamsa Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey madasha shirka Sharma Al-sheekh ayaa si qo to dheer kaga hadlay ahmiyadda ay leedah ay in Bangiyada horumarintu ay noqdaan kuwo ka jawaaba caqabadaha

la soo gudboonaada dal. Ra'iisul wasaara ha oo dood-cilmiyeed kala qaybgalay Ra'iisul wasaareyaasha Masar, Rwanda, Burundi, Mad axweynayaaha Comoros iyo Madaxweyne ku xi geenka Tanzania ayaa sheegay in xukuumadi isu ay xoogga saartay hirgelinta lix tiir oo ka mi ra dhalintooda ay u horseedi karto Soomaaliya horumar iyo barwaaqo.

Mudane Xamsa oo ma daxda kala duwan ee madasha ka soo qaybga shay la wadaagay sida ay dowladdiisu guulo la taaban karo uga soo hoysay horumarinta dha qaalaha iyo wax ka qabashada isbeddelka cimil lada, si looga baaqsado fatahaadaha soo noq noqda iyo aba araha dabadheeraaday.

Ugu dambeyn Ra'iisul Wasaaraha ayaa she egay in wadammada ka soo kabanaya colaad aha ee ku jira dowlad dhiska sida Soomaaliya oo kale ay dhibaatooyin badan kala kulmaan sidii ay dib ula soo qabsan lahaayeen nidaam ka dhaqaalaha adduunka.

Wasiirka Waxbarashada iyo taliska Bool is ka oo ka wada hadlay amniga Imtixaan ka ar dayda dugsiyada dalka

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS, Md. Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa Shalay kulan la yeeshay Tal iska Ciidanka Boo liska So omaaliyeed iyo Saraakiisha loo diyaari yay in ay ka sha qeeyaan Amniga iyo Amaan ada Imtixaanka. Wasiir Faarax iyo S.Guuto

Sulub Axmed Firin ayaa Saraakiisha kula da rdaarmay in ay masuul ka yihiin bad qabka ar dayda iyo amaanada Imtixaanka, iyaga oo si doo kale faray in ay ardayda ula dhaqmaan si da u gu wanaagsan oo aysan khal khal galinin

. Sar aakiishan ayaa ka shaqeyn doono 114 xarumo od oo loo diyaariyay in ay Imtixaan ku galaan 34,000 oo arday, kuwaas oo ku kala yaalla Caasimadda iyo Gobollada dalka.

Dowladda oo dhagxaanta ka qaadeysa MUQDISHO iyo xeyndaabka oo la fogeynayo

Wasiirka wasaaradda amniga gudaha xukuu madda Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Sheikh Cali (Doodishe) oo ka qayb-galay kulan dadweyne oo su’aallo lagu weydiinayay ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Muqdisho.

Wasiirka oo wax laga weydiiyay arrinta xir naashaha wadooyinka ayaa sheegay in dowla dda federaalka Soomaaliya ay ku howlan tahay in la qaado dhagxaanta lagu jaray jidadka qaar.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in qorshah aan uu hadda socdo, isla-markaana qayb qayb loo furi doono waddooyinka xiran, si ay u ist Si cmaalaan dadweynaha Soomaaliy eed."Ma rka ka qaadaayo qayb qa yb ayaa loo qaada ayaa waxaa la hubsan ayaa me esha an dhag axa laga qaadaayo shaqadii uu dhag axa haay ay ma dhammaatay? haddii ay dhammaatay waa la qaadayaa waddadiina waa la marayaa,” ayuu yiri wasiir Doodishe.

Sidoo kale waxa uu ti lmaamay in qorsh ahan uu qaadan doono dhowr bilo od, balse dadka Soomaa liyeed ay heli doonaan xo rriyad iyo nabad ay ku naaloodaan.

"Waxaan rajeyneynaa dowr bilood kadib ina ad magaaladan oo dhagax lahayn aad horay iyo gadaal, habeen iyo maalin aad socotaan,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay wasiirku.

Dhanka kale, wasiirka amniga gudaha So omaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa xusay in amniga magaalada Muqdisho uu haatan wana agsan yahay, isla-markaana la fogeyn doono xeyndaabka haatan yaalla gudaha magaalada, si la’isugu furo waddooyinka oo dhan.

"Maadaama ay hadda amni noqotay xeynd aabkii waa la durjinayaa magaalada waa la’isku furayaa” ayuu markale yiri wasiirka amniga gud aha xukuumadda Soonmaaliya.

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa Muqd isho ka jiray xaalad degnaasho ah, marka loo e ego marxaladihii hore, waxaana yaraaday dilal kii, qaraxyadii iyo weeraradii ay horay uga gey san jirtay kooxda Al-Shabaab, taas oo ku timid qorshaha ay la timid dowladda dhexe.

DF oo baaris ku haysa ganacsatada qaarko od ‘oo loo haysto arrin xasaasi ah’

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wad baaritaano la xiriira dadka ku lugta lahaa agab iyo saanad ciidaan oo dhawaan lagu qabtay de kedda weyn iyo garoonka magaalada Muq disho.

Dowladda ayaa sida ay warisay waxay gac anta ku dhigtay hal asbuuc gudahiisa laba kon teer iyo agab kale oo la xiriiray oo laga soo de jiyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Sirdoonka Soomaaliya ay si dhow ula so cday alaabtan oo u badan kuwa ay ciidamadu adeegsadaan oo ay ku jiraan saanad ciidan, oo lagu soo dhex qariyay badeeco ganacsi ahaan dalka loo soo galinayay, kaasi oo howl-gal gu uleystayna gacanta lagu ssoo dhigay.

Intaas kadib dowlad da ayaa waxay billowday baarista ganacsato u fud udeysay kooxda in ag abka iyo saanad ciidan uga soo dejiyaan deked da iyo garoonka, sida ay shaacisay La-taliyaha madaxweynaha ee xakameynta qul-qulka hub ka sharci-darrada ah ee Soaaliya Marwo Mako Maxamuud Muuse.

Marwo Mako ayaa waxay sheegtay in dowla dda ay wado baaritaano shaqsiyaadkaas la xir iira, islamarkaana la horgeyn doono cadaal adda.

"Dowladda waxey wadaa baaritaano la xar iira shaqsiyaadka makriga u maleegayay umad da Soomaaliyeed ee la fashiliyay iyagoo saan ad Militeri usoo dejinaya Khawaarijta waxaana la hor geyn doonaa cadaaladda,” ayey tiri Latal iye Marwo Mako.

Sidoo kale, waxay soo dhaweysay howl-gal ka ciidamada hay’adda Nabad-sugidda ay ku qabteen laba konteenar oo kooxda Al-Shabaab kusoo daabushay saanad ciidan oo ay doonay een in shacabka Soomaaliyeed ay ku dhibaa teeyaan.

La-taliyaha madaxweynaha ee xakameynta qul-qulka hubka sharci-darrada ah ee Soomaa liya Marwo Mako Maxamuud Muuse ayaa ugu dambeyntiina waxay bogadisay howl-gallada ay ciidamada amaanka kula dagaalamayaan hubka sharci darrada ah ee lagu wato magaala da Muqdisho.

Agaasimaha NISA Mahad Salaad Oo La Kul may Madaxda CIA Iyo FBI-Da Mareykanka

Agaasimaha NISA Mahad Salaad ayaa, sida wararka lagu helay, wuxuu casuumad rasmi ah ku joogaa dalka Mareykanka, halkaas oo uu kul amo iskaashi la xiriira kula leeyahay hay’adaha amniga iyo sirdoonka ee dalkaas, sida FBI iyo CIA

Kulamadan ayaa diirada lagu saaray iskaa shiga dhanka ammaanka iyo la dagaalanka argagixisadda labadda wad dan, wuxuuna warbixin kasii yay xaalada amni ee dalka iyo dagaalka dowladda ee ku wa jahan Shabaab.

CIA-da Mareykanka ayaa hore uga caga jii dday in uu Mareykanka booqdo Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin, oo intii uu xafiiska joo gay marar badan isku dayay inuu casuumad ka helo hay’addaas Sirdoon ee dunida ugu weyn.

Mareykanku, si kastoo uu Soomaaliya ula shaq eeyo, haddana niyadsamida ay iskaashi kula sameeyaan hoggaanka NISA mar kasta waxay ku xiraan baaris iyo raad raac dhanka xiriirka ar gagaxisada ah, taas oo haddii ay ku qancaan sahasha inay hoggaanka isla gaaraan heer wa da-shaqayn oo gaarsiisan inay ku martiqaada an xarumaha hay’adaha amniga ee dalkaas.

Si kastaba, socdaalkan ayaa waxa uu kusoo hagaagayaa xilli ciidamadda Mareykanka ay du qeyn diyaaradeed dhanka cirka ah ay ka fuli yeen magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhe xe Isniintii Dorraad. XIGASH:-JOWHAR.COM

Wafdi ka socda Soomaaliya oo Shir uga qeyb galaya Mareykanka

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Abshir Cumar Huruuse ayaa gaa ray Magaalada New York ee dalka Mareykanka halkaas oo uu kaga qeyb galayo shir heerkiisu sarreeyo oo yabooh dhaqaale loogu sameyn do ono dalalka Geeska Afrika oo Soomaaliya qeyb ka tahay.

"Waxaan Shalay soo ga aray magaalada New York si aan uga qaybgalo shir heer sare ah oo yabooh dhaqaale loogu sa mayn doo no wadamada geeska Afrika ee san adihii la soo dhaafay ay abaaruhu saamaynta xun kaga tage en” ayuu yiri Wasiir Huruuse.

Wasiirka ayaa intaas ku daray” Waxaan shi rka la wadaagi doonaa waxyaabaha qaybta ka ah abaaraha soo noqnoqday iyo daadadka xilli roobaadka, oo ay ugu weyntahay saamaynta

isbeddelka cimladu”.

DENI oo ka laabtay waarankii soo qabasho ee mucaaradka ka dib arrin ay aqbaleen

Maamulka Puntland ayaa ka laabtay waaran uu dhawaan u jartay siyaasiyiinta mucaaradka qaarkooda, kuwaasi oo diidana hanaanka uu m aamulka Saciid Deni ku wado doorashada Puntland.

Tallaabadan ayaa imaneysa xilli ay Isimada iyo Nabadoo na da gobolka Nugaal ay xal ka gaareen khilaaf ka ka taagna doorashada, kaasi oo dhawaan is ku rogay gacan ka hadal dhaliyay dhimasho iyo dhaawaca, kaasi oo ka dhacay caasimadda ma amulkaasi ee Garowe.

Kulan ka dhacay hoyga Islaam Ciise Islaam Maxamed ayaa la sheegay in lagu go’aamiyay in siyaasiyiinta mucaaradka ay magaalada ka saaran maleeshiyaadka taabacsan, islamarkaa na ay doorashada golaha deegaanka ku dhac do si nabdoon.

Odayaashan dhaqanka ayaa waxa lasoo wa rinaya inay mucaaradka ku qanciyeen in door ashadu si nabad ah ku dhacdo, islamarkaana ay magaalada caasimadda ah ka saaraan mal eeshiyaadka lagu carqaladaynayo doorashada iyo amniga caasimadda.

Mucaaradka ayaa la qaatay isimida iyo nab adoonada in doorashada golaha deegaanka ka dibna la isugu yimaado shir guud oo looga ta shanayo doorashada madaxweynaha ee 2024-ka. Shalay ayaa lagu wadaa in deegaanada go bolka Nugaal loo daabulo sanaaduqda doora shada golaha deegaanka ee gobolkaas, kadib markii dhinacyada isku hayay arrintaan ay dha maantood ku qanceen go’aanka dhaqanka.

Sidoo kale Xeer ilaaliyaha guud ee dowlad da Puntland Axmed Maxamed Yuusuf Taaran ayaa ka laabtay warqaddii soo xirista siyaasiy iin kamid ah mucaaradka, oo lagu eedeeyay in ay masuul ka ahaayeen rabshadii dhawaan ka dhacday garoonka diyaaradaha Garowe.

Waxaa la qorsheeynaya in maalin kadib loo dareeri doono doorashada golaha deegaanka ee 37 degmo ee maamulka, taasi oo lagu tilma amay "dhacdo taariikhi ah oo aan horey uga dhi cin Soomaaliya, tan iyo burburkii kadib.”

Arrimahaan ayaa imanaya xilli ay wakiiladda beesha caalamka ay taageero u muujiyeen isku dayga uu madaxweyne Saciid Deni ku qabana yo doorasho qof iyo cod ah.

"Ka hor doorashooyinka goleyaasha deega anka ee Puntland ee dhacaya 25-ka Maajo, sa axiibada Soomaaliya ee beesha caalamka, wa xay shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ee Xubinta ka ah Dowladda Federaalka ku bogaa dinayaan sida ay uga go’antahay inay ka miro dhaliyaan himmiladooda iyo ballan qaadyadoo da dimoqraadiyadeed,” ayaa lagu yiri bayaanka wakiiladda caalamiga ah.

Sidoo kale waxaa bayaankas ay ku sheeg een inay ku dhiiri-gelinayaan dhammaan danee yayaasha inay gacan ka geystaan xaqiijinta ​​si dii doorashada loogu qaban lahaa jawi nabdo on iyo in miiska wada-hadalka lagu xaliyo khila afaadka doorashada ka jira, iyada oo loo mar ayo hanaanka sharciga. Si kastaba, Xiisadda Puntland ee ka dhala tay doorashada ayaa ha dda u muuqata mid ka soo reynaysa, xilli ay ma almihii lasoo dhaafay xoogeysatay, taasi oo ga laafan gaartay amniga guud ee magaalada Gar oowe ee xarunta dowlad-go

Wasiirka arrimaha gudaha oo soo xiray madasha maayarada Soomaaliya

Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa soo xiray madasha maayarada Soomaa liya, kaas oo wasaaraddu ay Muqdisho ugu qa batay maayarada Soomaaliya.

Md.Axmed Macalim Fiqi ayaa sheegay in war-mur tiyeedkii ka soo baxay ma dasha maaya rada Soo maaliyeed wasaaradu dhinaceeda fu lin doonto la is kulana xisaabtami doono. "Shaq ooyinka dhaqangelintooda hey'ad walba shaqo ayaa ku soo aadday, degmooyinka, dowlad go boleedy ada, DFS iyo hey'adaha caawiya, qolo walba waxaa la hubin doo naa qeybta ay qaadatay, qorshaeaasha". ayuu yiri wasiir Fiqi.

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane xhmed Macalin Fiqi ay aa sheegay in magaalada Baladweyn ay ka jirto xaalad adag, oo daadad noocani ah ay ugu dambeysay 1981-dii, iyada oo hadda ay biyaha barakiyeen 90% dadkii magaalada, waxaa uu soo qaatay in wasaaradda iyo hey'adda maare ynta musiibooyinka ay bixiyeen gargaar degdeg ah, waxaa uuna shacabka Soomaaliyeed iyo hey'adaha kala duwan ugu baaqay in gacan loo fidiyo reer Baladweyne. Ugu dambeyntii, wasiir ka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u he shiisiinta mudane Fiqi waxaa uu degmooyinka dalka ugu baaqay in ay qeyb ka noqdaan olola ha xoreynta dalka iyo degmooyinka ay inta ba dan ukumo dhigteen Khawaarijta, waxaa uuna hoosta ka xariiqay in dhowaan la bilaabayo ho wlgalka Libaaxa Madow ee careysan, oo cuni doona Khawaarijta.

Guddoomiye Saleebaan: Somaliland meel aan qiiqaynin ma jirto

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somalila nd Saleebaan Maxa muud Aadan, ayaa sheeg ay in xasarado ka taaganyihiin badan ka gobol ada Soma liland.

Guddoomiyaha oo daadihinay ay dood ay la haayeen golaha gu urtidu ayaa sheegay in qal alaase ka jiro gobol ada qaar kood.

"Meel anan qiiqaynin ma jirto, hada lagu ma qanyah ay qaar baa guurtidii jirtaa, kuwo ayay nu go'aamo ka gaadhno dhibaatadii anay wali xalismin, meel walba fowdo ayaa la is haystaa" ayuu yidhi Saleebaan.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in gobolada badankooda sida Saaxil, Sanaag, Togdheer iyo Awdal ay xasarado ka jiraan, inkasta oo aanu sheegin xasaradahaasi wax ay yihiin, haddana maalmihii ugu danbeeyay waxa jiray xasarado dhul iyo daaq ka dhashay oo u dhexeeya beel aha qaarkood.

Xasaradaha u dhexeeya beelaha Somaliland ayaa soo noqnoda sannadkasta, waxaana dha waan heshiis la dhexdhigay beelo uu dagaal ku dhexmaray gobolka Togdheer.

Booliska oo Muqdisho ku qabtay Maan door iye & Nin ka Ganacsanayay

Shalay oo Taariikhdu tahay 23/05/2023, Ciid anka Boliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Sal dhigga Boliiska Dagmada Hodan Howlgal ay Shalay sameeyeen waxey kusoo qabteen ee deysan, Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf oo ka ga nacsanayay maandooriye is kugu jira khamri Orgenal ah iyo Calaq, waxaana loo gudbin doo naa Maxkamada awooda u leh Insha-Allah. Cii danka Boliiska Soomaaliyeed waxay ka cod sa nayaa shacabka Caasimadda inay la soo wad aagaan xogta kuwa ka ganacsada Maan dooriy aha ee dabar gooyna ya dhalinta Soomaa liye ed ayaa lagu yiri" Qoraal kasoo baxay Boo liska Gobolka Banaadir.

Bilihii la soo dhaafay laam ha Am niga Soomaaliya ayaa waday howl gallo ka dhan ah Maandooroyaha, iyaga oo gac anta ku dhigay maandoo riye farabadan iyo dad Gana csanayay.

Taliska Asluubta oo dib usoo celiyay askar badan oo uu ciidanka ka eryay + Sababta

Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shu b) ay aa dib ugu soo cel iyay shaq adii ciidanka askar badan oo ka tirs an ciidanka asluubta.

Askartaan oo markii u horey say aheyd 32, balse markii dambe koro dhay, ayaa waxa uu hore u shee gay taliyaha inuu shaqada ciidanka uga saaray kadib markii ay ku cadaatay in ciid ankaan ay isticmaalan waxy aabaha maanka do oriya.

Taliyaha Ciidanka Asluub ta General Mahad Cabdira xmaan Aadan (Shub) ayaa dib usoo cel inta askartaan ku macneeyay, si loogu samee yo dhaqan ce lin, kadibna ay hore kasii wataan shaqadii ay hayeen. "Dib ayaa isu gu noqonay ka saraakiil ahaan oo arrintii wax laga beddelo, ha lasoo xa reeyo oo timaha ha la ga xiiro oo kowaan ka soo bilowno. Inaan aal-kuliste rus qeynay umad da oo dhan raali ayay ka ahaaye en, oo waa na gu amaanayeen dow lad iyo shac ab,” ayuu yiri Taliye Shub.

Saraakiisha ayuu faray in ciidanka dib loo soo celiyay ay xoogga saaran kala saaristooda, ta asi oo uu sheegay in loogu go’aan qaadanayo inay kasii mid ahaadan ciidanka, gaar ahaan ku wa asluubta. "Waa in gaararka laga istaago oo inta qoyan iyo inta qalalan lasoo kala saaro, oo si dhab ah oo waddannimo ku xisaabtamey sa an oo qabiil ka fog micnaha. Macallimiin ay aa u sameynay dugsiga.”

Si kastaba, arrimahaan ayaa imanaya, xilli ta liyaha ciidanka asluubta Soomaaliya uu mudd ooyinkii dambe dib u habeyn ku waday ciidanka asluubta, tan iyo markii dib loogu magacaabay xilkaan.

Weeraro Dhanka Cirka Oo Khasaare Sabab ay Oo Ka Dhacay Suudaan

Duqeymo badan oo dhanka cirka ah iyo iska horimaadyo ayaa laga soo sheegay dalka Su udaan – taasoo hoos u dhigaysa rajadii laga qa bay isku daygii ugu dambeeyay ee xabbad jooj inta.

Dalka ay colaaduhu ka jiraan.Xabbad joo jin cusub oo todoba maalmood ah ayaa si rasmi ah u bila abatay 21:45 wakhtiga max aliga ah ee Sudan.

Balse goob joogayaal ayaa sheegay dagaa llo hor leh oo ka dhacay caasima dda Khartoum iyo meelo kale. Rabshadaha ay aa billowday 15aad ka hor, waxaana ka dha shay loolan dhanka awo odda ah oo u dhexeeya hog gaam iyeyaasha ciidamada caadiga ah iyo koox dab ley ah. Isku dayo dhowr ah oo hore oo lagu doona yay in lagu gaaro hak ad waara oo colaadaha ka socda dalka waqooyi-bari ee Afrika ayaa gariiray ama burburay.


Xal laga gaaray khilaafkii ka taagnaa arrim aha doorashada golaha deegaanka

Isimada iyo nabadoonada gobolka Nugaal ayaa xal ka gaaray khilaaf ka taagnaadoora shada golayaasha deegaaanka Puntland, khila afkaas oo dhaliyay dhi masho iyo qalalqal ku yimid amnigii Garowe.

Kulan ka dhacay hoy ga Islaam Ciise Isla am Maxamed, ayaa lagu go’aamiyay in siyaas iyii nta kasoo horjeeda doorashada, kuwaas oo de egaan ahaan kasoo jeeda Garowe ay maga al ada ka saaraan maleyshiyaadka lagu carqala daynayo doorashada iyo amniga magaalada.

Dhaqanku waxay sheegeen in doorashadu si nabad ah u dhacdo. Doorashada kadibna la is ugu yimaado shir guud oo looga tashanayo do orashada madaxweynaha ee 2024.

Dhammaan dhinacyada isku hayay arrint aan ayaa ku qancay go’aanka Isimada iyo wax garadka, waxaana qorshuhu yahay in Shalay degaanada gobolka Nugaal loo daabulo sanaa diiq doorashada dowladaha hoose ee gobolka Nugaal.

Xafiiska xeer ilaalinta Puntland ayaa sidoo kale la laabtay dacwad soo xiritaan ah oo ka dhan ahayd afar siyaasi oo lagu eedeeyay inay masuul ka ahaayeen rabshadii dhawaan ka dhacday garoonka diyaaradaha Garowe.

Maalin kadib, Puntland ayaa looga dareeridoo naa doorashada dowladaha hoose ee 37 deg mo, taasoo oo noqon doonta dhacdo taariikhi oo aan horey uga dhicin Soomaaliya, tan iyo burburkii ka dib.

Illaa todobo urur siyaasadeed ayaa doorashoo yinkan ku tartamidoona, kuwaas oo soo sharra xay xildhibaanadooda heer degaan.

FARMAAJO oo taageeray qorshaha DENI ee doorashada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxa med Cabdullaahi Farmaajo ayaa war cusub ka soo saaray doorashada Puntland, isaga oo taa geero u muujiyay isku dayga uu Madaxweyne Saciid Deni ku qabanayo dorasho qof & cod ah.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxa uu ku bogaadiyay maamulka Deni hirgel inta doorashada goleyaasha deegaanka, oo la gu wado inay deegaanada maamulkaasi ka qabsoomto maalinta Khamiista ee ku taariikhe ysan 25-ka May.

"Madaxweynihii Hore ee JF/Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bog aadiyey Puntland, bulsho iyo maamulba, sida ay ugu istaageen hirgelinta doorashada Goley aasha Deegaanka, taas oo horseedaysa in dad ku ay codkooda ku doortaan hoggaanka deeg aannadooda,” ayuu lagu yiri qoraal kasoo bax ay xafiiska warfaafinta madaxweynihii hore.

Farmaajo ayaa waxa uu sheegay in hi rgelin ta doorashada qof & cod ee heer deegaan & he er federaalba ay ka mid tahay himilooyinka uu dadaalka ku bixinayey, taasi oo uu ku she egay inay tahay "dhabbaha kaliya ee xoojin ka ra isla xisaabtanka iyo maamul wanaagga dal ka.”

"Hannaankan doorashada tooska ah in ay ka hirgasho Puntland waxay tusaale u tahay sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu hamuum-qab aan inay hoggaanko oda ku soo doortaan co dk ooda, arrinkaas oo aan horey dadaal ugu bixin nay, lana jecel na hay in ay gaaraan dhammaan de egaannada dalkeen na, heer Federaal iyo heer Dowlad-go bole ed,” ayuu yiri madaxwe yni hii hore ee So maliya Maxamed C/hi Farmaajo.

Madaxweynihii hore ee dalka ayaa ugu da mbeyntiina waxa uu Allaah uga baryey guud ah aan dadka Soomaaliyeed iyo dalkeennaba in uu siiyo barwaaqo, horumar, nabad iyo nolol wanaagsan.

Farmaajo ayaa waxaa la xasuusta in muddo kororsi fashilmay uu ku sameystay qorshaha do orasho qof iyo cod ee heer federaal ah, taasi wax tallaabo oo muuqata uusan u qaadin intii uu joogay xilka u sareeyay dalka, waxaana ha dda waddo tii lamid ah lagu eedeynayaan Sac iid Deni.

Muranka doorashooyinka maamulka Puntl and ayaa dhawaan isku rogay gacan ka hadal dhaliyay dhimasho iyo dhaawaca, kaasi oo ka dhacay caasimadda maa mulkaasi ee Garowe.

Si kastaba, hadalka Farmaajo ayaa imana ya, xilli mucaaradka Puntland lagu qanciyay in doorashada golaha deegaanka ku dhacdo si na bdoon, kadibna la isugu yimaado shir guud oo looga tashanayo doorashada madaxweynaha ee 2024-ka.

Faah-faahinta xiisad dagaal oo ka taagan Sh/Hoose

Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in degmada Wanlaweyn ay Shalay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba maleeshiyaad beeleed oo wada dega halkaasi.

Xiisadda colaadeed ee kasoo cusboonane ysa Walanweyn ayaa waxa si weyn looga dar eemaya duleedka degmada, ayada oo labada dhinac ay wadaan dhaq-dhaqaaqyo iska soo horjeeda.

Arrintan ayaa daba socota dagaal billowgii todobaadkaan ka dha cay deegaanka Yaaq-bariweyne oo ay ku dhinteen dad gaaraya 10 ru ux, islamarkaana ay ku dhaawacmeen tiro int aas ka badan.

Wararka ayaa intaas kusii daraya inay jirto cabsi laga qabo inuu Shalay markale qarxo dag aal u dhaxeeya labadaan maleeshiyo beeleed oo lasoo warinaayo inay is horfadhi yaan Dag aal beeleedkan ayaa salka ku haya murun dhul eed, oo la sheegay inuu soo jiitamayey lixdii sa no ee lasoo dhaafay, kaasi oo hadda sababay inay dagaalamaan labada dhinac.

Sidoo kale ma jirto cid kala dhex gashay labada dhinac, taas oo uga sii dareysa xiisadda cola adeed ee ka jirta degmada Wanlaweyn ee gob olka Shabeellaha Hoose.

Maleeshiyo beeleedkan ayaa tiraba dhowr jeer oo hore ku wada dagaalamay deegaano hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, illaa haddana majirto wax waan-waan ah oo maamulka uu ka galay xiis adda colaadeed ee halkaasi ka taagan.

Si kastaba, Wanlaweyn ayaa waxaa muddo oy inkii u dambeeyay kusoo laa laabanayay weer arada hubeysan iyo dagaal beeleedyada, kuw aas oo uu khasaaraha u badan kasoo gaa ro rayidka.XIGASHO:-CAASIMADDA.NET

KENYA oo ciidamadii ugu badnaa soo dhoob tay xadka SOOMAALIYA

Wararka laga helayo deegaanada u dhow xadka Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadihii ugu dambeeyey ay Kenya soo dhoobtay ciida mo dheeraad ah oo sugaya amniga, kuwaas oo dhaq-dhaqaaqyo culus ka bilaabay xuduuda.

Booliska Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadaas ay sameyn doonaan howlgallo cul us si loo sugo amniga xuduuda, maadaama dhowaan dib loo furayo.

Ujeedka ay Kenya haatan ciidamada u soo dhoobtay xadka ayaa waxaa lagu shee gay in la xariirto ka hor tagga ganacsiga sharci darrada ah, si loola socdo dhaq-dhaqaaqa guud.

Ciidamada ayaa sidoo kale xoojin doono dadaalaada laagu xaakameeynayo ganaacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalka asi, kadin markii xukuumadda Nairobi iyo Muq disho ay maalmo kahor ku heshiiyeen in la’isku furo xuduudka labada waddan.

Heshiiiska ayaa dhigaya in dib loo furo xarumihii xuduudaha Ismaamuladaa Mandhe era, Lamu, iyo Garisa, muddada 90-ka Maalm ood ee soo socda.

Sidoo kale hay’adda canshuuraaha Kenya ee loo soo gaabiyo (K R A) ayaa shaqaalahe eda Kastamkaa iyo xakameyntaa xuduudaha u dirtay Lamu, waaxa ay kala shaqeeyneysaa ila alada xeebaha Kenya si ay u ilaaliyaan qayb ka mid aah Badweynt Hindiya.

Wararka ayaa intaasi kusii daraya in jidadka isku xira deegaanada ku yaalla xadka laga bil aabay baaritaano dheeraad ah oo lagu hubin ayo gaadiidka, si looga hortago suurta-galnim ada weeraro dhaba-gal ah oo ayAl-Shabaab ku qaadaan dadka isaga kala gudbaya is-maa mullada ka jira halkaas.

Al-Shabaab ayaa sanadihii dambe kordhisay weeraradeeda dalka Kenya, taas oo keentay in Kenya hakiso dhaq-dhaqaaqa xadka labada wa ddan, si loo yareeyo weeraradaasi

Si kastaba, hase’aahaatee dib u furisrata Xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sare u qaad eysa Xiriirka Ganacsi ee ka dhexeyaay labada dal.

Muxuu yahay adeega cusub ee ay Whatss app soo kordhisay?

WhatsApp ayaa sheegtay inay u oggolaan doonto isticmaaleyaasha inay tafatiri karaan fa riimaha, tallaabadaas la mid tahay qaab ay bixi yaan shirkadaha ay tartan ka dhaxeeyo sida Telegram iyo Signal.

Shirkaddu waxay sheegtay in fariimaha la tifaftiri karo ilaa 15 daqiiqo ka dib marka la diro. Adeegga What sapp ayaa katirsan shirkadda weyn ee tignool ajiyada Maraykanka laga leeyahay ee Meta, taas oo sidoo ka le leh Facebook iyo Instag ram.

Wahatsapp ayaa hadda waxaa isticmaasha 2 bilyan oo qof waxaan ugu badan Hindiya oo ah suuqa ugu weyn, oo ay isticmaalaan 487 Milyan



MAXAA LAGU MACNAYN KARAA MUUQA ALKA AY AL-SHABAAB SOO BANDHIGEEN EE HOGAAMIYAHOODA?


Abu cubeyda oo wajigiisa shoocaac la saaray

XIGASHADA SAWIRKA,TWITTER

Hogaamiyaha sare ee ururka Al-Shabaab ay aa markii ugu horeysay ka soo muuqday muu qaal ah waraysi uu siiyey garabka war baahinta ee xarak ada, kaasoo la soo dhigay baraha inter net ka ee taageera kooxda.

Sheekh Axmed Cumar Diiriye oo loo yaqa ano Abu Cubeyda ayaa muuqaalka wajigiisa la saaray humaag si aan loo aqoonsan, wuxuna wareysi siinayay nin isna uu wajigu u xiran ya hay.

Isla markii muuqaalku baahayba waxaa la arkayey dadka qaar oo shaki gelinaya waxy aabo dhowr ah oo ku saabsan muuqaalka.

Shakiga ku hareereysan

Waxyaabaha su’aasha la geliyey waxaa ka mid ah goorta muuqaalka la duubay oo dadka qaar ay ku sheegeen in ay tahay mar hore ha lka kuwa kale ay shaki geliyeen in qofkani ya hay hogaamiyaha ururka Al Shabaab laftiisii iyo in kale.

Su’aasha ah in muuqaalka mar hore la duub ay waxay ka hor imaanaysaa codka muuqaalka laga maqlayo oo ka hadlaya colaadda Suudaan oo aan laba bilood jirsan weli.

Balse su’aasha ku aaddan sida lagu xaqiijin karo in uu hogaamiyaha ugu sareeya Al-Shab aab ee Abu Cubeyda yahay qofka muuqaalka laga duubay iyo waxa ay tahay farrinta uu dir ayo shirku iyo muuqalka uu soo duubayba.

Waxaan su'aalahaas weydiinay Ibraahim Aa dan oo sida uu sheegay aqoon dheer u leh Abu Cubeyda, haatanna la shaqeeyo dowladda.

Ibraahim waxa uu sheegay in uu yahay Abuu Cubeyda shaqsiga muuqaalkii sa la soo ban dhigay marka uu ku cabbiro aqoonta uu u lee yahay hogaamiyahan.

"Aqoonta aan u leeyahay, waa isaga, marka aan ka fiirsho, codkiisa, farihiisa, iyo itaalkiisa intaba, waa isaga marka laga tago shucaaca ku furan wajiga, sababtoo ah anigu aqoon badan ayaan u leehay,” ayuu yiri Ibrahim.

"Qof waliba oo aqoon u leh ama la soo shaqee yay wuu ku dhaaran karaa in uu isaga yahay.” Ayuu sii raaciyey Ibraahim oo sheegay in wax shaki ahi uga jirin in qofka wajigiisa la qariyey ee muuqaalka kasoo muuqday yahay Abu Cubeyda.

Si aan usii xaqiijinno sheegashada Ibraah im, waxaan weydiinay inta ay le'eg tahay mud dada ay is yaqaaneen waxa uuna sheegay, in uu aqoon durugsan u leeyahay hogaamiyaha had da ee ururka Al Shabaab isaga oo sheegay in uu si toos ah oo maalinle ah ula shaqeyna yey Abu cubeyda, muddo gaareysa shan sano.

"Muddo shan sano ah, ama lix sano aan dhaho, shan sano si joogta ah ayaan u wada shaqeynaynay, oo si maalinle ah. Sannadkii uu madaxa wilaayaadka ahaa intaas oo jeerbaan is aragnay, laakiin intuu Bay iyo Bakool joogay si joogta ah oo maalin walba ah ayaan isu ar kaynay marna deris baaban ahaynba oo guri baan wada degganeyn, marka aqoon durugsan baan u leeyahay” ayuu yiri Ibraahim Aadan.

Maxaa hadda kusoo beegay muuqaalka?

Sawir Alshabaab oo ay ka muuqdaan oday dhaqameedyo

XIGASHADA SAWIRKA,TWITTER

Waxaan Ibraahim weydiinay waxa ay noqon karto sababta hadda loogu soo beegay muuq aalka, "waxaan is dhihi karaa, maadaama mu ddooyinkii dambe la isla dhex mari jiray in uu jirran yahay oo xanuun daran hayo oo sariir jiif yahay, si marka ay taas u beeniyaan oo ay u muujiyaan inuu caafimaad qabo oo hawlihiisii wato ayaan is leeyahay waa sababta ugu weyn ee muuqaalka loo soo duubay” ayuu Ibraahim sabata ku tilmaamay isaga oo sheegay in Alsh abaab ay si fiican u yaqaanaan adeegsiga war baahinta.Ururka Alshabaab oo ka koobnaan ji ray laba gole oo kala ah golaha shuurada iyo kan fulinta ayuu Ibraahim sheegay in midkii shu urada uu baabi’iyey Axmed Cabdi Godane oo ah hogaamiyiihi hore ee Al Shabaab kaas oo la dilay sannadkii 2014, saas darteed "golihii shuu rada waxaa beddalay shir sannadeed oo mada xda gobollada ay isugu yimaadaan oo Afhay eenka guud ee ururku ka soo qayb galo gaba gabadana amiirka ururku uu kasoo qayb galo, warmurtiyeedna uu ka soo boxo,” ayuu yiri Ibra ahim.

Haddaba sida uu sheegay Ibraahim shirkani waa kii labaad ee noociisa ah ee Ururku qabto waxayna ku soo bandhigaan qorshahooda sannadka.

Mar aan weydiinay sababta aanay uga mu uqan Mahad karataay iyo hogaamiyeyaashii ka le ee wajigooda la yiqiinay waxa uu ku sheegay in shirka noocan ah aanay badanaa kasoo qayb gelin madaxdooda sare ee loo qabto ku wa gobollada iyo oday dhaqameedyo iyo dad uu Ibraahim ku tilmaamay "culimadooda” saas darteedna aysan qasab ahayn in lagu arko mad axda kale. Balse dhanka kale wuxuu qiray in haddii uu joogi lahaa mahad, lagu dhex arki lah aa muuqaalka.

Su'aashaas ayaa timid ka dib markii in mud do ah la hadal hayey in hogaanka sare ee Al Shabab ay u kala qaybsameen laba garab oo kala taageersan Mahad Karataay iyo Abuu Cub ayda

Dawladda Soomaaliya ayaa ururkan dagaal kula jirta iyada oo ku guda jirta, ayadoo uu so cdo hawl gal ka dhan ah ururkan oo ku bilo wday dadka deegaanka oo hubka qaatay si ay ula dagaalamaan Al Shabaab, kadibna ay dawl addu taageertay. dalwddu sheegtay inuu goor dhow bilaaban doono.

Inta la ogyahay waxaa wajiga labaad ka qayb qaadanaya ciidamo aan ATMIS ka tirsan ayn balse ka imaanaya dawladaha ay ciidam adu ka joogaan Soomaaliya

XIGASHO:-BBC


Madaxweyne ERDOGAN oo helay taage ero xaqiijineysa guushiisa wareega labaad


Dadka waddanka Turkiga ayaa 28-ka bish aan markale u dareeri doona codeynta doorash ada madaxweynaha. Markan laba musharax ayaa tartami doonta, wa ana madaxweynaha tall ada haya Recep Tayyip Erdoğan iyo hoggaami yaha xisbiga calmaaniga ah Kemal Kilicdaroglu.

Doorashadan ku celiska ah waxaa ugu sa ameyn badan ninkii kaalintii saddexaad ka ga lay doorashadii dhacday 14-kii bishaan ee lagu adkaan waayay Sinan Ogan. Dhowr maalmood waxaa la sugayay halka uu taageeri doono doorashada kala baxa ah ee 28-ka bishaan.

Kulamo ayuu la qaatay Recep Tayyip Erd oğan iyo isbaheysiga ka soo horjeeda labada ba, ugu dambeyna waxa uu Ankara uga dhaw aaqay go’aankii la wada sugayay.

Sinan Ogan waxa uu sheegay in cod bixinta dhici doona 28-ka bishaan in isaga iyo taageer ayaashiisa la safan yihiin madaxweyne Erdoğan oo raba inuu shan sano oo kale sii hoggaamiyo Turkiga. Ninkan ayaa Jamahiirta waddaniyiinta dhabta ah iskugu yeera, wuxuu ku tilmaamay ciyaartoyda go’aaminaya natiija da doorashada 28-ka bishaan.

Wuxuu helay 5.7% codadkii doorashadii dhacday 14-kii bishaan, wuxuun sabab u noqd ay inay kala adkaan waayan Erdoğan iyo Kem al Kilicdaroglu.

"Waxaan aaminsanahay inuu go’aankeena noqon doono mid dariiq sax ah u jiheeya dalk een iyo qarankeena,” ayuu yiri Ogan, isaga oo go’aankiisa ku saleeyay in Recep Tayyip Erdo ğan uu ku guuleystay tirada ugu badan ee kura asta baarlamaanka.

"Waa muhiim in madaxweynaha la doorana yo uu sidoo kale haysto hoggaanka Baarlama anka, si uu dalka iskula jaanqaado,” ayuu hada lkiisa sii raaciyay, isaga oo sheegay in isbaheys iga uu hoggaamiyo Kamaal in aanay soo ban dhigin hoggaankii talinayay 20-kii sano ee la soo dhaafay.Musharax Sinan waxa uu sheegay in go’aan ka ay kula safteen Erdoğan, uu sidoo kale ka dhigan yahay taageerada mab’diisa aan joogs iga laheyn ee la-dagaalanka argagixisada.

Dadka waxay badankooda saadaalinayeen inuu Sinan Ogan raaci doono dhanka Kemal Kil icdaroglu oo isku aragti ka yihiin dhanka nace ybka qaxootiga, laakiin waxaa dhinaca kale aad loo xoojinayay dood dhaheysa dadka waddaniy iinta dhabta ah isku yaqaana ee taageera Si nan ma ogola in dalkan loo jabiyo reer galbeed.

Dadka waddanka Turkiga badi waxyaabaha ay Recep Tayyip Erdoğan ku jecel yihiin waa si da uu ula xisaabtamo reer galbeedka.

Taageerada Sinan uu taageeray madaxwe yne Erdoğan ayaa la sheegaya inay wax ba dan ka tari doonto doorashada ku celiska ah ee dhici doonta 28-ka bishaan.

Haddii Kemal Kilicdaroglu iyo xulafadiisa loogaga adkaado doorashada soo aadan, wax ay ka dhigan tahay in Turkidu ay iska diiday inay ku daba feylaan reer Galbeed iyo dhinaca kale in qaxootiga faraha badan ay ka badbaadi doonaan masaafuris.


TRADEMARK CAUTION NOTICE



YIWU AOTIANDIGITAL TECHNOLOGY CO., LTD.

Room 309, no. 999, Chouzhou north road, Futian street, Yiwu city, Zhejiang province, China. is the sole & exclusive owners of the Trademarks (including logo (JOJO) & Trade names) in respect of manufacturing photographic paper, industrial chemicals, reducing agents for use in photography, X-ray films, sensitizedbut not exposed, sensitized paper, blueprint paper, glue for industrial purposes, adhesives for industrial purposes, paper pulp, and test paper (chemical).

Logo:         



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip