HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 22-KA MAY 2023-KA

0
Monday May 22, 2023 - 08:09:31 in Wararka by
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 22-KA MAY 2023-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Dowladda Fedaraalka oo dib u dhigtay qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Ardayda Baledweyne

Raysal wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre aya0a sheegay in dib loo dhigay qaadista Imtx aanka shahaadiga ah ee ardayda magaalada Baledweyne, sababo la xariira fataahada wa biga Shabeelle uu ka sameeyay Baledwey ne oo ay ku barakac een kumanaan qoys.

Raysal wasaare Xamse ayaa hadalkaan ka sheegay munaaaabad lagu shaacinaayay natiij ada Macalmiintii u tartantay shaqadii Macali nimo oo ay soo bandhigtay Wasaaradda Wax barashada Soomaaliya.

Xamse ayaa sidoo kale xusay in xaalad Bani'aadanimo ay ka jirto magaalada Baledwe yne ee xarunta gobolka Hiiraan, islamarkaana aysan suurtagal aheyn in la halkaasi lagu qabto Imtixaanka shahaadiga ah oo sanad walba xiligaan oo kale ay qaado.

"Ardayda Baledweyne waxaa loo diyaarin do onaa imitixaan gaar ah oo ay geli doonaan mar ka ugu horeysa ee suuragal noqoto, Wasa arad aha Waxbarashada heer federaal iyo heer dowl ad goboleed ayaana arrintaas ka wada shaq eyn doona” ayuu yiri Raysal wasaare Xa mse Cabdi Barre.

Qorshaha dowladda ayaa ah in 27-ka bi shan May iney Imtixaanka Fasalka 12-aad ka bi laawdo guud ahaan dalka marka laga reebo Somaliland iyo Puntland sida ay horay usoo ba ndhigtay Wasaaradda Waxbarashada Xukuu madda Fedaraalka Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyadda XFS oo M/ Sharma Shiikh uga qeybgalay shir loo ga hadlayo ho rmarinta dhaqaalaha Bar iga Afrika

Wasiirka wasaaradda maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan Magaalada Sharma Shiikh ee dalka Masar ayaa Shalay ka qayb galay shir gaar ah oo ay isugu yimaadeen wasiirada maaliyadda iyo madaxda Bangiyada Dowliga ah ee Dala lka bariga Afrika oo Soomaaliya ay xub in muhiim ah ka tah ay.

Waasiirka maali yadda Soomaaliya ayaa sheegay in kulanka loo ga hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha dalalka bariga Afrika iyo sidii looga gudbi lahaa caqabadaha ku hor gudban dhaqaalaha.

Sidoo kale shirka ayaa looga dooday sidii dal waliba uu maalgalin u gaar ah uga heli la haa Bangiga Horumarinta Afrika.

Dhawaan waxaa si rasmi ah uga furmidoona M/Sharma Shiikh ee dalka Masar shirka sanad laha ah ee Bangiga horumarinta Afrika.

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee dowladda UK ee Soomaaliya

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Soomaaliya mudane Ca bdikariin Xuseen Guuleed ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka cusub ee dowladda UK u qa abilsan Soomaaliya Michael Stephen Nithavr ianakis. Labada mas’uul ayaa kulankooda uga wada hadlay xoojinta wadahadalllada DFS iyo Somaliland, Safiirka ayaana soo dhaweeyay dedaalada uu wado xafiiska Ergaygu.

Ergayga gaar ah ee Madaxweynaha JFS u qa abilsan arrimaha Somalil and mudane Cab dikariim Guuleed ayaa uga mahad celiyay dowladda UK taageerada ay mar wal ba la garab taagan tahay Soomaaliya.

CC Shakuur oo shaaciyay 2 arrin oo hoos u dhacay oo halis ku ah dowlad dhiska dalka

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soo maaliya u qaabilsan arrimaha bani’aadannima da Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Wa rsame ayaa sheegay in halista ugu weyn ee wa jahayo hana-qaadka do wlad dhiska dalkeena iyo dimuqraadiyada curd anka ah ay tahay hoos u dhac ku yimid kaalintii bulshada rayidka ah.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishak uur ayaa qoraal uu soo saaray oo ugu ha dlay arrintaan, sidoo kale ku sheegay in warbaahinta madax-banaan ay qeyb ka tahay hoos u dhacaas ku yimid kaalinta bulshada rayidka ah.

"Halista ugu wayn ee hanaqaadka dawlad dhiska dalkeena iyo dimoqoraadiy adda cur dunka ah soo food saar tay waa hoos u dhaca ku yimid kaalintii bulshada rayadka ah iyo wa rbaahin ta madaxa-bannaa,” ayuu yiri Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Som aliya u qaa bilsan arrimaha bani’aadannima da.

Xildhibaan Shakuur ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in arrintaan ay qeyb ka noqotay ka dib markii ay hoggaamiyaya ashii bulshada ray idka ah ay noqdeen kuwo geeriyooday, kuwa ku biiray siyaasadda iyo kuwa howl-galb noq day.

"Halka la kala garan waayey warbaahintii dawladda iyo tii madaxa-bannaanayd,” ayuu qo raalkaasi ku yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Ergey Cabdiraxmaan ayaa ugu dambeyntiina waxaa uu ka dhawaajiyay in xilligaan loo baa han yahay jiil cusub oo dhiirranaan iyo ku dhac leh oo hoggaamiya bulshada rayad ah iyo war baahin madax-banaan.

"Kuwaasi oo kaalin mug lehna ka qaata xa kamaynta siyaasiyiinta, xasillinta dalka, dawlad dhiska iyo dimoqoraadiye ynta.”

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS oo gaaray magaal ada Kismaayo

Wefdi uu hogga a mi ayo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS Saalax Shariif Sayid Cali ayaa lagu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Kismaanyo.

Wasiirka iyo Wefdigiisa ayaa waxaa si diiran halkaasi ugu soo dhaweeyey wasiirka Caddaal ada, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar, Wasiir kuxigeedkiisa, Odoyaasha Dhaqanka, Culimada iyo waxgar adka magaalada Kismaayo. Wefdigan ayaa ujeedadiisu tahay sidii uu uga qeyb geli lahaa shir weynenaha wadatashi oo ay ka qeyb gala yaan dhammaan madaxda Dowlad Goboleedya da Dalka kaasoo lagu wado in Shalay uu ka furmo magaalada Kismaanyo.

Wasiirka Caddaalada XFS oo furay kulan far samo oo looga hadlayo howlga linta hanna anka caddaaladda iyo Asluubta

Wasiirka wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee XFS Md.Xasan Mac alin Maxamuud ayaa Shalay ka furay magaal adda Muqdisho kulan farsamo oo looga arrinsa nayo hawl-gelinta hannaanka Caddaaladda iyo Asluubta ee ay dhawaan Golaha wadashiga qaran hashiis ka gaareen.

Kulanka oo socon doona muddo afar maa lin ah ayaa waxa ka soo qayb-galay xeeldhee rayaal dhinaca sharciga ah kuwaas oo ka kala socda Xafiiska ra’iisul Wasaaraha, wasaa ra daha cadaaladda ee Dowlada xubnaha ka DF G/banaadir, bahda Garsoorka, Xeer ilaalin ta, Garyaqaan guud , ururka qareenada, Hay’a do kale iyo howlwadeenada wasaaradda cad da aladda Fadaraalka ah.

Ujeedka kulanka loo qabtay ayaa ah in laga doodo sida ugu wanaagsan ee lagu hirgalin karo hannaanka caddaaladda iyo Asluubta ka as oo la jaan qaadi kara hannaanka Fadaraalka ee uu dalku u guuray maadama uu hannaankii hore ee caddaaladda iyo Asluubta uu aha mid hal meel laga maamulo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo daahfur ay kulanka 2-aad ee madasha maayarada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Ahmed Macllim Fiqi ayaa Shalay muqdisho daahfuray kulanka 2-aad ee madasha maayarada Soom aaliya, wa xana ka qeyb galayaan 19 Maayir oo ka kala so cda gobolada dalka ayaa lagu soo badhigi doo naa horumar ka, caqbadaha iyo arrimo kale.

Madasha

Maayarada Soomaaliyeed ee Muqdisho ka socoda ayaa waxaa hadallo kooban ka jeediyey Guddoomiyayasha degmooyinka ee kala du wan ee dowlad goboleedyada iyo qaar ka tirsan guddoomiyeyaasha degmooyinka gobol ka Banaadir iyaga oo soo bandhigay dooda la xariira horumarka iyo caqbadaha jira iyo sida loo xalin karo.

Ra’iisulwasaaraha UK: Waa qasab inay Ukraine ku guleysato.

Sunak ayaa sheegay in UK ay taageero dheeraad ah oo isugu jiro taangiyo iyo gantaalada riddada dheer ay siineyso Ukraine.

Wuxuu sheegay in Ukraine ay tahay inay ku guuleysato dagaalka – oo ay hesho nabad iyo cad aalad oo waarta


Ergayga Gaarka ah ee Madaxwey naha JFS u qaabilsan arrimaha Somaliland oo kulamo wadatashi ah la qaatay Madaxweynaha Jubbaland

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Cabdikarim Xu ssein Guuleed ayaa kulan Muhiim ah oo hor udhac u ah Qorshaha Talo Wadaagga Mada xda iyo Bulshada Dowladd Goboleedyada la qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) kaas oo ay si qoto dheer isaga ware ysteyn Socdaal uu dhawaan Ergeyga ku tagi do ono deegaanada Jubbaland si uu u soo dhag eysto tallooyinka iyo Aragtiyada Masuulliy iinta iyo Shacabka Maamulkaasi ay ka qabaan hana anka loo wajahayo Wadahadal lada DFS iyo Somaliland.

Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay deda alka Xafi iska Ergeyga, waxaana uu u muujiyay garab istaag bu uxa, Md. Cabdikarim Xussein Guuleed ayaa Madaxweyn aha uga Mahad celiyay tallooyinki isa wanaag san iyo aqbala ada qorshaha Xaf iiskiisa.

Agabkii Shabaabka looga qabtay Deked da & Garoonka Muqdisho oo ka casri san sidii la filayey & Noocyada ku jira

Waxaa maalintii la soo dhaafay Dekedda Muqdisho lagu qabtay konteenar uu ka buuxey agab ciidan oo dibedda laga soo shixnaday kaasoo la sheegay inay lasoo degayeen koo xda Al Shabaab.

Waxaa hubkaasi haatan noocyadiisa faahfa ahiyey TV-ga ku hadla afka DF ee SNTV waxa ana yaab leh in agabkaasi uu ka mid yahay qa ar casri ah sida ookiyaalaha habeenkii wax la gu arko, laysar iyo doorbinno cajiib ah oo meel fog wax ka qooraansada.

Waxaa kale oo ka mid ah tuutaha ay adeegs adaan Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS oo cusub oo ay wehliyaan saldhigya da isku xira fooneyayaasha lagu xiriiro, waxaa na qaybtaas la sheegay in lagu qabtay Garoon ka Caalamiga ah ee Aadan Cadde. Arrintan ayaa muujinaysa in agabka ay adeegsan jireen Shabaabku sida inay soo qaataan tuute u qaab eg meesha ay weerarayaan ay dibedda kala iman jireen, balse waxaa is waydiin mudan sida ay ku dhici jirtey in agabkani soo dhaafo Dek edda iyo Garoonka Muqdisho oo ay maamusho DF Somalia.Xigasho:Somaliweyn.Com

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inuu ge eriyooday horjooge sare oo katirsan Alshab aab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu geeriyooday horgooje sare oo katirsanaa kooxda Alsh abaab oo lagu magacaabo Mahad Cagadub.

Horjoogahan ayaa dhintay kadib markii ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku baac sadeen meel u dhow degmada Galcad ee gob olka Galgaduud.

Dowladdu waxay kaloo sheegtay in labo ka mid ah ilaaladiisa gacanta lagu dhigay.

War saxaaafadeed ka soo baxay Dowladda ay aa lagu sheegay in horjo ogahan oo ahaa Ma daxii Alshabaab u qaabilsanaa sakawaadka ee deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud uu wadne istaag u dhintay kadib markii uu isku d ayey inuu orad kaga baxsado ciidamadda dow lada oo howlgalo qorsheysan ka fulinayay deeg gaano ku dhaw Galcad.

Mahad Cagaduub oo ahaa madaxii sakawaa dka deegaanada Meexaan, towfiiq, Cali afrax, bud bud iyo Ceel Raydab ayay dowladdu she eg tay in lagu soo qabtay kadib Howlgal ay Ciida mada Dowladda ka sameeyeen Deeg aanka To wfiiq oo 15 KM dhanka Waqooyi ka ga Beegan Galcad.

Koox ka tirsan Alshabaab ayaa weerar arb u shaad ah ku soo qaaday ciiidankii soo qabtay xilligaas, wuxuuna isku dayay in uu baxsado la kiin markii uu ugu yaraan 3km ordayay ayuu wadnaha istaagay.

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay magaalada Laascaanood

Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliya ee SODMA ayaa Shalay diyaarad sida shixnad gargaar oo daawo ah u dirtay mag aalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay ka socdaan tan iyo bishii labaad dagaalo qaraar oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa dadka deegaan ka Laascaanood.

Diyaaradaan ayaa gar gaarka daawada ah ka da jin doonta magaalada Garoowe ee xarun ta ma amulka Puntland, waxaana halkaasi kasii qaad aya gaadiid geyn doona Isbitaalka maga alada Laascaanood.

Gargaarkaan daawada ah ee Shalay Muq disho ka dirtay hay'adda maareeynta Masiiboo yinka Qaranka ayaa isugu jira qeybaha kala du wan ee daawada, taasoo loogu talo galay in la gu dabiibo dadka rayidka ah ee waxyeelada ka soo gaartay dagaalada iyo duqeymaha ka soc da Laascaanood.

Masuliyiin ay ka tirsan Hay'adda Maree ynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliya ayaa diyaar adaan Shalay ka sagootiyay garoonka diyaar adaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Gargaarkaan daawada ah ee loo diray Isbit aalka Laascaanood ayaa kusoo beemaya, iya doo Muqdisho horay loo geeyay dad shacab ah oo kusoo dhaawacmay dagaalada iyo duqeyma ha ciidamada Somaliland ka wadaan gudaha M/Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Dowladda Soomaaliya oo doonaysa in Isima da SSC yimaadaan magaalada Muqdisho

Dowladda federalka Soomaaliya ayaa sida aan xogta ku helayno waxay casuumaad u fid isay Isimada SSC ee ku sugan magaalada Laa scaanood, si ay u yimaadaan M/ Muqdisho.

Sida aan xogaha ku helayno, Dowladda Soo maaliya waxay qorsheynaysaa inay Muqdisho shir gaar ah kula yeelato Isimada SSC, si looga wada hadlo xaaladda magaalada Laascaano od, xilli Dowladda federalka lagu dhaliilayo in aysan kaalin muuqata ka qaadanin wax ka qa bashada dhibaatada Laascaanood.

Wasiirka isgaarsiinta dowladda federalka So omaaliya, Jaamac Xasan Khaliif, oo ku sug an magaalada Laascaanood, ahna wasiirkii ugu horreeyay ee Dowladda Soomaaliya matalaya ee taga hallkaas, ayaa lagusoo waramayaa in uu Isimada u gudbiyay casuumaada Dowla dda Soomaaliya.

Lama oga in Isimada SSC ay aqbaleen ca suumaada Dowladda Soomaaliya, iyadoo aan ognahay in horeyba Isimadu ugu kala aragti du wanaayeen inay tagaan Muqdisho, kadib dhowr baaqyo dhowr ah oo dowladdu horey ugu dir tay, si ay ugala hadasho colaadda Laas caa no od.

Wasiirka isgaarsiinta mar uu Dorraad kor meer ayay goobaha ay saamayeen madaafi icda lagu garaacay Laascaanood, ayaa Somali land ugu baaqay inay joojiyaan sida uu sheeg ay xasuu qa ay ku hayaan shacabka Laascaa nood, isa goo sheegay dhibaatada ay geysteen inay me el kaste kusoo arkeen.

Si kastaba ha ahaatee, wasiirka ayaa dib u gu laabanaya magaalada Muqdisho, isagoo gol aha wasiiradda ee xukuumadda Soomaaliya horgayndoona warbixin rasmi ah oo ku saab san xaaladda ka jirta Laascaanood.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa hoyga uu ka dagan yahay M/Muqdisho ku qaabilay masuuli yiin kale duwan.

Madaxweynaha Jubaland Md.Axmed Maxa med Islaam ayaa hoyga uu ka daganyahay M/ Muqdisho ku qaabilay masuuliyiin kale du wan.

Madaxweynaha Jubaland ay aa qaabilay gudoomiye kuxigeenka koobaad ee Barlam aanka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Samatar oo ay kawada hadleen xaal adda dalka iyo siyaasada, waxaa na sidoo kale uu Madaxweynaha kulan la qaa tay Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musi ibooyinka Soomaa liya Mohamud Macalin Cab dulle iyo kuxigeenki isa Dr Ahmed Abdi Aadan oo uu kala hadlay xaaladda fatahaadaha ka dhacay Degmada Af madow iyo xanuunada ka dhalan kara, qorsha ha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka ayuu sheegay gudoomiyaha in ay tahay sidii wax mu uqda looga qaban lahaa deegaanada Jubaland arimaha Gargaarka iyo sidii xal waara loogu heli lahaa musiibooyinka dabiiciga ah.

Ugu dambeynta Madaxweynaha Jubal and ayaa qaabilay Taliyaha ciidamada Booliska So omaaliya Ganaral Sulub Axmed Firin, Kulanka ayaa lagaga hadlay wada shaqaynta Ciidama da Booliska heer Federaal iyo heer Jubaland sidii la iskaga kaashan lahaa arimaha amniga iyo hormarinta Ciidamada Booliska.


Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay khilaafka Doorashooyinka

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dimuqraadiyeynta dowlad Gobo leedka Puntland Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa Shalay xafiiskiisa ku qaabilayMadaxa Xafiiska Q/Midoobay ee Puntland (UNSOM) Mr. Guy Griffin.

Kulankaan ayaa waxaa lo oga wada hadlay xaaladda guud ee Puntland, qabsoo mida doorashada Gole yaasha Deegaanka Puntland ee 25 May 2023, xoojinta wada shaqaynta Hay’adaha caalamiga ah iyo Hay’adaha kala duwan ee Puntland.

Madaxa Xafiiska UNSOM ee Puntland ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee Puntland ka qabatay barnaamijka geeddi-socodka Dimuq raadiyadda Puntland oo meel wanaagsan maraya.

Ugu dambayntii Wasiirka ayaa sheegay inay ka go’an tahay Puntland qabsoomida doorash ada Goleyaasha Deegaanka iyo horumarinta hanaanka dimuqraadiyada, sidoo kale, waxa uu uga mahadceliyey Xafiiska UNSOM xoojinta wada shaqaynta wanaagsan ee ay la la yeei hiin Dowladda Puntland.

Faysal Cali Waraabe oo sheegay in anay So maliland la hadli doonin Cabdikariin Xuseen Guuleed

Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Somalil and anay la hadli doonin ergayga wadahadal Somaliland iyo Soomaaliya ee dhawaan uu Madaxweyne Xasan Sheekh magacaabay.

Faysal Cali Waraabe oo ka cadhooday hadal uu dha waan Ergay Cabdikariin Xus een Guule ed kaga hadlay arri maha Laascaanoood ku na baaqay in ciidamada la kala qaado, ayaa madaxweyne Xasan ugu baaqay in uu badalo Guuleed.

"Agtiisa mari mayno, ha soo badalo haduu doonayo Xasan Sheekh lakiin kan as aasaqa ah agtiisa mari ma yno, Shalayna muuqaal ay aan u daaray oo aan ku idhi waar beenaale ay aad tahe naga fadhiiso, maalintii aynu nimanka la fa dhiisanay ayaynu jabnay" ayuu yidhi Fay sal Cali Waraabe. Hadaba, Waraabe ayaa todobaado uun ka hor soo dhaweeyay magaca abista Guuleed, isa ga oo usoo jeediyay in uu ka shaqeeyo dib u soo celinta heshiisyadii aan hirgalin ee Somali land iyo Soomaaliya horay ugu heshiiyeen.

Guddoomiyaha oo hore uga mid ahaa wada hadaladii mudada dheer socday ayaa ha da aaminsan inanay Somaliland ku deg deg in wadahadal kale.

Laamaha Amniga Puntland oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay

Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ee do wlad Goboleedka Puntland ayaa Gacanta ku dhigay Eedeysane Axmed Maxamed Shire oo la sheegay in dil uu toreey u adeegsaday uu u geystay Wiil Arday ahaa oo lagu Magacaabi jir ay Cabdiqadir Siciid Cabdi.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa uga mah ad celiyay Waalidiinta Eedeysanaha iyo Bul shadii ka qeyb qaadatay soo qabashada Eede ysanaha. Taliyaha Qaybta Nugaal G/Sare Xus een Cali Maxamuud ayaa sheegay In Eed eys ane Axmed Maxamed Shire hadda uu ku xiran yahay Saldhiga Dhexe ee Garoowe baari taana lagu wado sharcigana la horgeyn doono.


XASAN MA KU BAASI DOONAA IMTIXAANKA AY KU DHACEEN SHEEKH SHARIIF IYO FARMAAJO?


Muqdisho marka laga tago inay tahay caa simadda Soomaaliya, dhinaca kale waxay tan iyo sanadkii 2000-ka imtixaan ku aheyd nuuc walba oo maamul ah oo ka curta Soomaaliya.

Laga soo bilaabo aas-aaskii Jamhuuriy ad dii saddexaad ee shirkii Carta hal shaqo oo weyn, balse isku mid ah ayaa hortaalay madax weyne kasta oo la doorto. Shaqadaas waa Muqdisho oo nabad ah.

Dhamaan madaxdii 23-kaas sano la doortay oo ahaa Cabdiqaasim, Cabdullaahi Yuusuf, Sheekh Shariif, Xasan Sheekh iyo Farmaajo, dhamaan waa ku fashilmeen in Muqdisho nab ad ka dhigaan.

Balse, Xasan Sheekh wuxuu kusoo laabtay xukunka, wuxuu helay nasiib aanay madaxd aas kale helin, wuxuu soo laabtay iyada oo weli ay taagan tahay isla su’aashii aheyd yaa Muqd isho nabad ka dhigi kara?.

Maalmahaan waxaa si weyn looga hadla inuu kasoo reynaayo amaanka magaalada caa simadda ee Muqdisho, weli lama dhihi karo caa simadda waa amni, laakiin waxaa muuqata in sidii hore wax badan dhaanto oo ay yaraadeen qaraxyadii iyo dilalkii joogtada ah.

Balse, taasi kama dhigna inuu Xasan Sh. Weli su’aashii jawaab u helay. Fursad ayuu’se weli haysta. Hoggaamiyihii ku guuleysta inuu Xamar nabad ka dhigo, wuxuu qabtay howl ay qaban waayeen dhamaan madaxdii la doortay 23-kii sano ee lasoo dhaafay.

Xasan Sheekh oo 23-kaas sano oo isaguba qeyb ku leh, balse fursad labaad helay wuxuu fahamsan yahay ahmiyadda arrintaan.

Muqdisho waa meesha laga ogaado sha qada iyo shacbiyada dowladda, haddii amniga Muqdisho lagu guuleysto micnaheedu waa in shaqo la qabtay, haddii amniga Muqdisho lagu guuleystay shacbiyada kor ayay u kici doonta.

Haddii amniga Muqdisho lagu guuleysto dha qaalaha dowladda kor ayuu aadi doona, haddii ammaanka Muqdisho lagu guuleysto Al-Shaba ab siima jiri karaan, haddii amniga Muqdisho la gu guuleysto shaqo la’aanta dhalinyarada daa wo ayaa loo heli doona oo maalgashi xoog leh ayaa dhici doona.

Haddii amniga Muqdisho lagu guuleysto is ku haynta dalku waa sahlanaan doonta, haddii ammaanka Muqdisho lagu guuleysto dowladdu waa ka maarmi doonta dawarsiga ajnabiga, haddii amniga Xamar la xaqiijiyo waxay sahli doonta in guud ahaan ammaanka dalka la xaqiijiyo.

Xitaa madaxweyne Xasan Sheekh haddii uu ku fekerayo inuu siyaasadda kusii nagaado sanado kale, inuu Muqdisho nabadeeyo waxay u noqon doonta hubkiisa ugu weyn ee loolanka siyaasadda.

Dhamaan fursadahaas oo dan u ah dalka, dadka, dowladda iyo hoggaanka Shalay xukunka haya waxay ku xiran yihiin Muqdisho oo nabad laga dhigo.

Dadweynaha waxay baddi aaminsan yihiin inuu Xasan Sheekh haysto fursadii uu taas ku sameyn lahaa iyo koox fahamsan ahmiyadda ay mashruucooda u leedahay inay Muqdisho nabad ka dhigaan.


Dowladda Uganda oo tababar usoo xirtay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya


Dowladda Uganda ayaa tababar usoo xirtay ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya, kuwa as oo uu tababar uga socday dalka Uganda.

Saraakiil ka soc day wasaarad da difaaca Uganda ayaa u hambal yeeysay ciidamada tab abarka loo soo xiray, iyagoo xusay in xirfadaha la baray ay muhiim u yihiin ka hortagga argag ixisada iyo fulinta howlo gaar ah oo loogu talag alay nabadeynta Soomaaliya. Waxay xuseen in tababarka wadajirka ah uu xoojinayo iskaashiga difaaca iyo amniga ee labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda.

"Tababarka XDS wuxuu gacan ka geystaa horumarinta nabadda iyo amniga gobolka maa daama ay kor u qaadayso dhisidda awooddoo da," ayay tiri Hon Huda oo ahayd wakiilka was iirka difaaca dalka Uganda.

Huda ayaa sidoo kale ku amShalayy Mad axweyne Museveni iyo Madaxweynaha JFS Xa san Sheekh Maxamuud horumarinta Pan-Afri canism-ka, nabadda iyo amniga gobolka.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cab dulqaadir Maxamed Nuur oo ka hadlay tabab arka loosoo xiray ciidamadan, ayaa ku amma anay Madaxweyne Museveni iyo dhammaan ciidamada UPDF gacanta ay ka geystaan la dagaalanka argagixisada Soomaaliya.

Wuxuu yiri: Nafhurnimadiina iyo taageeradi ina Soomaaliya mar walba waa la qaddarin doo naa inta aan la dagaallamayno argagixisada si loo helo Soomaaliya ammaan ah. Mar walba waanu u ka mahadcelin doonnaa doorla Uganda."

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa ku bogaadiyay kor u qaadista tay ada Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, isa goo yiri "XDS waxay qori doonaan taariikhda ci idanka difaaca Uganda ee ku sugan Soom aaliya”.



DALALKA KU MIDEYSAN G7 OO QAATAY GO’AAN KA DHAN AH SHIINAHA


Qaar ka mid ah madaxda G7

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Xilli ay G7 farriin adag u direen Ruushka iyaga oo kulankoodii Heroshima ku casuumay mada xweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, waxay sidoo kale maanka ku hayeen Shiinaha.

Raiisul wasa ara ha Ingiriiska Rishi Sunak ayaa sheegay in Shii nuhu uu soo ban dhigay "caqabad da ugu weyn ee xilliugan lagu jiro" marka la eego amniga iyo ho rumarka caalamiga ah, iyo in uu "si xawli ah u awoodeysanayo dal iyo dibedba".

Mana aha hal, balse laba bayaan ayey hoggaa miyeyaasha dalalka ugu qanisan dimuqraadiyad da adduunku si cad ugu sheegeen Beijing, maw qifkooda ku aaddan arrimaha kala qaybinta sida Indo-Pacific iyo Taiwan. Laakiin qaybta ugu muh iimsan ee fariintoodu waxay ku qotontaa waxa ay ugu yeedheen "dhaqaale qasbadka".

Waa fal dheellitir oo ku dhib badan G7. Gan acsi ahaan dhaqaalahoodu wuxuu noqday mid si aan kala go' lahayn ugu tiirsan Shiinaha, haddana tartanka Beijing ayaa kordhay waxayna isku khilaafeen arrimo badan oo ay ku jiraan xuquuqda aadanaha.

Hadda, waxay ka walaacsan yihiin in xoog lagu haysto.

Sanadihii la soo dhaafay, Beijing waxay ka waaban wayday inay cunaqabatayn ganacsi ku dhufato dalal aysan raalli ka ahayn. Waxa ka mid ah Kuuriyada Koonfureed, markii Seoul ay rak ibtay nidaamka difaaca gantaalaha ee Maray kanka, iyo Ustaraaliya xilligii dhawaa ee xidhi idhka qabow.

Midowga Yurub ayaa si gaar ah uga naxay markii Shiinuhu uu xannibay dhoofinta dalka Li thuania uu Shiinaha wax u dhoofsho ka dib markii dalkan Baltic-ga uu u ogolaaday Taiwan in ay safaarad dhab ah ka sameysato halkaas.

Markaa ma aha wax lala yaabo in G7 ay camb aareeyaan waxa ay u arkaan "kor u kaca qaska" ee "u adeegsiga dhaqaalaha, hub ahaan".

Qasbashadan ayay yiraahdeen, waxaa la doo nayaa in lagu wiiqo siyaasadda dibadda iyo gud aha iyo mawqifyada xubnaha G7 iyo sidoo kale saaxiibbada caalamka.

Isbarbardhigga awoodda milatari ee Mareyk anka iyo Shiinaha xilli xiisaddooda ay cirka isku sii shareereyso

4 Febraayo 2023

Ma dagaal qaboow oo cusub baa ka dhex bilowd ay Mareykanka iyo Shiinaha?

18 Maarso 2021

Waxay ku baaqeen "ka-hortagga-khatarta"- siyaasadda ay Ms von der Leyen oo ka qay bgalaysa shir-madaxeedka ku ololaysay. Kani waa nooca dhexdhexaadka ah ee fikradda Mar aykanka ee "ka foganshaha" Shiinaha ,halkaas oo ay si adag u hadlayaan dhanka diblomaasiyadda, ganacsiga lakala weydaarsanayo, iyo shiinaha oo laga dhowro ganacsiga iyo farsamada.

Waxaa kale oo ay daah fureen "madal isku-dubbarid ah" si ay uga hortagaan muquuninta iyo in ay la shaqeeyaan wadamada dhaqaalaha soo koraya. In kasta oo ay weli mugdi ku jirto sida ay tani si sax ah u shaqeyn doonto, waxay u badan tahay inaan aragno waddamo is caawinaya midba midka kale oo kordhinaya ganacsiga ama maalgelinta si looga shaqeeyo xannibaad kasta oo Shiinuhu sameeyo.G7 waxa kale oo uu qo rshaynayaa in la xoojiyo silsiladaha sahayda ee alaabta muhiimka ah sida macdanta iyo semicond uctors, iyo in la kordhiyo kaabayaasha dhijitaalka ah si looga hortago jabsiga iyo xatooyada tign oolaji yada.

Laakiin usha ugu weyn ee ay qorsheynayaan inay adeegsadaan waa xakameynta dhoofinta dhi nacyo badan leh. Tani waxay ka dhigan tahay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo hubinta tign oolajiyadooda, gaar ahaan kuwa loo isticmaalo militariga iyo sirdoonka, inaysan ku dhammaanin gacmaha kuwa "xasadnimada ku dhaqma".

Maraykanku diyaara ayuu u yahay in uu sidan sameeyo isaga joojinaya in Shiinaha loo dhoofiyo Chip-ka iyo teknoolajiyadiisa, tan oo ay Japan iyo Holand ku biireen.

G7 waxa ay caddaynaysaa in dadaalladan oo kale aysan sii socon doonin oo keliya, balse ay kor u kacayaan in kasta oo Beijing ay mudaahara adayso.

Waxay sidoo kale sheegeen in ay sii wadi doo naan joojinta "gudbinta aan wanaagsanayn” ee teknoolajiyada ee la iskula wadaago cilmi-baaris yada. Maraykanka iyo kuwa kale oo badan waxay qabaan walaaca ku aaddan gudbinta siraha far samada waxayba xabsi geliyeen dad ku eede eyeen in ay xadeen sir la xiriirta teknoolaji.

Isla markaas waxay hogaamiyeyaasha G7 cadeeyeen in aanay doonayn ku tiirsanaanta cida kale.

Inta badan luqaddooda ku aaddan qasabka dhaqaale ma aysan magacaabin Shiinaha, isku day dublamaasiyadeed oo muuqda oo ah in ay san si toos ah farta ugu fiiqin Beijing.

Markii ay ka hadleen Shiinaha, waxay u ista ageen si aan qarsoodi ahayn.

Waxay doonayeen in ay meel dhigaan Beijing, iyaga oo leh siyaasadooda "aan loogu talagalin in lagu waxyeeleeyo Shiinaha, mana raadineyno in aan hor istaagno horumarka dhaqaalaha iyo horumarka Shiinaha".

Laakiin waxay sidoo kale cadaadis ku saareen Shiinaha inay iska kaashadaan, iyagoo sheegay in "Shiinaha sii kordhaya ee ku ciyaara shuruucda caalamiga ah ay noqon doonto mid dano caalami ah leh".

Waxay sidoo kale ku baaqeen ka-qaybgalka "runta" halkaasoo ay weli walaacooda si toos ah ugu sheegi karaan Shiinaha, iyagoo muujinaya ra bitaankooda ah inay furaan khadadka isgaarsiinta jawi kacsan.

Ma ogaan doonno sida si gaar ah, hoggaamiy eyaasha Shiinaha iyo diblomaasiyiintu u qaadan doonaan farriinta G7. Laakiin warbaahinta dawl adda ayaa hore u soo celisay reer galbeedka inay isku dayaan inay yeeshaan labada dhinacba, "iy agoo dhaleeceeyay Shiinaha iyagoo sidoo kale ku raaxaysanaya miraha iskaashigooda dhaqaale”.

Hadda Beijing waxay dooratay inay dib ugu noqoto odhaahdeedii caadiga ahayd ee cadhada ahayd ee jawaabteeda dadweynaha.

Madaxweynaha Shiinaha

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Shiinaha ayaa si cad uga ula socday hadall ada G7 maalmihii shirku soo dhawaana waxaa la arkayey warbaahinta dawladda oo iyo safaar ad aha oo dhale ecayn u jeedinaya Maraykan ka kuna eedeynaya dhaqaale qasbasho iyo munaafaqn imo. Habeen imadii sabtida waxay G7 ku eedeey een "aflagaadeyn iyo weerar” ka dhan ah Shiin aha waxayna dacwad u gudbiyeen Japan oo shir ka marti gelisay.Waxayna dalalka kale ee xu bnaha ka ah G7 ugu baaqeen in aanay ku ga rab siin Maraykanka "sandulleynta dhaqaale” iya ga oo sidoo kale ugu baaqay in ay "joojiyaan xulaf aysiga budhcadnimo” iyo "go’doominta dalalka kale”. Waxaa xusid mudan in Shiinuhu uu sidoo kale damcay inuu isbahaysi u gaar ah la sameeyo waddamo kale, iyadoo dabayaaqadii todobaadkii hore markii uu furmay shirka G7, uu marti galiyay shir barbar socday oo uu la yeeshay dalalka bar tamaha Aasiya.

Wali ma cadda in qorshaha G7 uu shaqayn do ono. Laakiin waxay u badan tahay inay soo dha waynayaan kuwa ku baaqay istaraatijiyad cad oo lagu maareynayo xad-gudubyada Shiinaha.

XIGASHO:-BBC

Kenya Oo Ka Dhistey Saldhigyo Ciidan Xadka Ay La Leedahay Soomaaliya

Kenya ayaa 14 saldhig oo qalabaysan ka dhistay xadka Kenya iyo Soomaal iya, taasoo qa yb ka ah dadaallada lagu xoojinayo ammaanka aagga as. Wasiirka Gaashaandhigga, Aad an Ducaale ayaa sheegay in Sal dhigyadan ay yihiin qorshaha dhimi sta ciidamada Kenya ee Soomaaliya.

"Waxaan si buuxda nooga go’an in marka la dhi mo Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) in dalkeena uu amni ahaado,waxaan xaqiijin doonaa inaysan Alshab aab aysan magangalyo u soo doonan gudaha dal keena Kenya.”ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhigga Kenya.

"Ciidamadeenu waxay si muuqata uga sugan yihiin xuduudka si ay u hubiyaan in Kenyanku ammaan yihiin,” ayuu sii raaciyay.

Ciidamada Kenya ayaa u jooga Soomaaliya si ay u baacsadaan oo ay u xakameeyaan dhaq dhaqaaqyada kooxda argagixisada ah.

Madaxweyne William Ruto ayaa wareysi hore ku sheegay in dhimistu ciidamadu ay bilaaban doonto sanadka 2024-ka si Soomaaliya loogu ogolaado inay xasiliso.

Ducaale waxa uu hadalkan ka sheegay mar uu hor-tagay Guddida Waaxaha ee Difaaca, Sird oonka iyo Xiriirka Dibedda si uu u difaaco Miis aaniyadda Wasaaradda ee Sannad-maaliyade edka 2023/24.

Ducaale waxa uu Baarlamaanka ka dalbaday in Miisaaniyad ku filan loo siiyo Wasaaradda Gaa shaandhigga si ay ugu fududaato dadaallada bal laarinta iyo casriyeynta ee ay waddo si kor loogu qaado awoodda Ciidanka Kenya.

Xadka kala qeybiya dalalka Kenya iyo sooo maaliya ayaa waxaa ka dhacay weeraro isdaba joog ah oo uga imaanayay maleeshiyaadka oo xil liyada qaar gacan ka helaaya dadka deegaanka.

Deegaanka ayaa ku dhow xuduudka Sooma aliya, waxaana dabley da ay inta badan u tall aaba an sidii ay ra baan oo ay weeraro uga gey staan ​​ka hor inta aysan dib u baxsan.

Argagixisada Al-Shabaab ayaa weeraro ku qaaday deegaano ka tirsan gobolka gaar ahaan is maamulada Mandera iyo Gaarisa, taasi oo sabab tay dhimashada iyo dhaawaca dad badan oo isugu jira shacab iyo askar.

Warkan ku saabsan dhismaha saldhigyada ay dowlada Kenya ka dhistey xadka kala qe ybiya Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku soo beegmaya iyadoo labada dowladood ee Soomaaliya iyo

kenya ay ku heshiiyeen in dib loo furo xadka.


MAXAAD KA OGTAHAY FITAMIINKA GABOWGA DIB DHIGA? XAGGEESE LAGA HELAA?

Waayeel xuub siibtay

In aynaan dhiig bax u dhiman marka dhaawucu yar yahay ama in uu jirku ka bogsado dhaawaca kasoo gaara bannaan ka ayaa ah labada sha qo ee ugu muhiimsan ee fitamiin K inoo hayo.

Inkasta oo loo leeyah ay aqoon ka yar tan fii tamiinnada C ama D, waxaa fiitamin K ku duugan sir kale oo ah in uu dhimo xawaaraha gabowga.

Fitamiinnadu ma aha wax laga il baxay

Waxaa laga yaabaa in ay inoola muuqato barasha da fiitamiinnada ee xilligan in ay tahay wax aan micno weyn ku fadhin , balse boqol sano ka hor waxay ahaayeen halka ugu sareysa ee cilmiga sa yniska. Magaca "vitamin" waxaa soo jeediyey say nisyahankii baayookemistiga Casimir Funk san nadku markuu ahaa 1912.

Wuxuux magacan u isticmaali jiray in uu ku qe exo waxyaabaha aas aaska u ah quudka intiisa u gu yar kuwaas oo muhiim u ah caafimaadka.

Lagasoo bilabo muujintii fiitamiin B oo sidoo kale loo yaqaan "thiamine" sannadkii 1910 ilaa fah amkii aysidhka Fosil (Focil Icid) ee 1941, daraase ynta walxahani waxay ahayd mid aad caan uga dhex ahayd barashada Kemistariga (Chemistry). sannadihii 1929, 1930, 1934, 1937, 1938 iyo 1943 abaal marinta Nobel-ka waxaa la siiyey qeexidda iyo sharraxaadda, shaqada ay qabtaan fiitamii nada kala duwan.

Faa’idooyinka caafimaad ee laga helo shaaha sanjabiisha leh

28 Jannaayo 2023

Shan faa’iido uu maraqu u leeyahay caafimaadka

18 Disembar 2022

Si gaar ah taariikhda fitamiin K oo abaal marintii Nobel-ka ee 1943 helay waxay si dhow ula xiriirtaa xinjirowga. Magaca waxa uu ka yimid afka Danishka "Koagulation" iyo fiitamiintii hore loo soo jeediyay oo ah fitamiin J (flavin), oo hadda loo beddelay fitamiin B2. Waxaa lagu ogaaday in uu jiro wax ku jira cuntada oo leh saameyn dhiig-bax, taas oo ah, ka hortagga dhiigbaxa.

Wax yar ka dib, waxaa la ogaaday jiritaanka walxaha ku jira calafka lo'da kuwaas oo soo saa ray saameyn ka duwan midda aan soo sheegnay: xooluhu waxay bilaabeen inay si iskood ah u dhiig baxaan.

Markii loo sameeyay xeryo lahu karantiilayo, waxaa la arkay in qaabdhismeedkoodu uu la mid yahay fitamiin K. Tani waxay keentay in loo isti cmaalo daawooyinka sida daawada xinjirowga lid ka ku ah si looga hortago xinjirowga dhiigga. Waana waxa aan ugu yeerno "antivitamin" K (lid ka vitamin K) sida (Sintrom®-ka caanka ah), taas oo tartan kula jirta fitamiin K.

beer Spinach

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Siduu fitamiin K u shaqeeyaa?

Inkasta oo saamaynta fiitamiinkan ku leeya hay xinjirowga la ogaa tan iyo 1950-yadii lana isticmaali jiray lidka vitamin K, 1970-me eyadii ayaa la in aan runtii bilownay inaan fahamno sida ay u shaqeyso.

Faytamiin K ayaa loo baahan yahay si wax looga beddelo qaab-dhismeedka amino acids-ka qaarkood ee ka kooban borotiinada qaar (in ka yar labaatan nooc) oo aan u naqaanno "proteins-ku-tiirsanaanta fitamiin K". Waxaa ka mid ah kan loo yaqaan prothrombin ee taagan, taas oo ah xakameynta dhexe ee xinjirowga "cascade".

Afar calaamadood haddii aad indhahaaga ku aragto booqo dhakhtar

20 Maajo 2023

Daraasad: "Cunnada aabbaha qeyb weyn ayay ka tahay uur-qaadista"

20 Maajo 2023

Dib u habaynta uu ka qaybqaato fitamiin K waa mid aan dib loo celin karin waxuuna soo saaraa ‘amino acid‘ cusub oo loo yaqaan ‚gamma-carb oxyglutamic acid‘. Amino acid-kan waxa uu awo od u leeyahay in uu qabto kalsiyuumyada ion-ka sida Tweezeers. Isku darka borotiinka iyo kals iy umku wuxuu u oggolaanayaa inuu yeesho ha wlo gaar ah, oo ay ku jiraan ku-xidhka bannaanka xu ubabka unugyada ama qaar ka mid ah soo-qab ayaasha unugyada, taas oo ku xidhan xoojinta Kalsiyum (calcium).

Gabow la dirirka fitamiin K ku tiirsan

Fiitamiiin K

XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES

Kuweenna ka shaqeeya aaggan waxay inala ahayd wax lala yaabo markii sannadihii 1990-me eyadii, la qeexay bo rotiinka cusub ee fitamiin K-ku-tiirsan aan, oo aad u la mid ah borotiinnada xinjirowga, oo awo od u leh inuu dhaqa ajiyo firka unugyada ee la xiriira kuwa hormoo n nada koritaankeenna.

Barootiinkan GAS6, iyo lammaanihiisa habay nta xinjirowga ee borotiinka S, waxay awoodaan inay ka caawiyaan unugyada difaaca hagaajinta unugyada dhaawacmay.

Waxyeello soo gaadha unugyada ka kooban xubnaheenna, urursan sannadaha nolosha, waa qayb ka mid ah geeddi-soc odka gabowga. Sidaa darteed, nidaamya da dayactirka sida kuwa ay matalaan borotiinnada-ku-tiirsanaanta fitamiin K-ku waxay kordhiyaan muhiimadda da'da.

Si loo ilaaliyo caafimaadka gabowga, dhowr sa ynisyahan ayaa soo jeediyay kordhinta qaadasha da fitamiin K ee dadlka waayeelka ah. Tani waxay ka hortagi kartaa xuubeysiga xididada, hagaajinta ca afimaadka lafaha waxayna xoojin kartaa habab ka dayactirka unugyada.

Dhab ahaantii, fitamiin K la’aantu aad ayay u gu yar tahay bini'aadamka waxayna inta badan ku dhacdaa dhallaanka hadda dhashay, maadaama fitamiin K uu si dhib leh uga gudbo xannibaadda mandheerta.

Sababtan awgeed, xilliga dhalashada, yaraan ta waxaa lagu dabooli karaa iyadoo la siinayo ilm aha qiyaas fiican oo fitamiin K ah si looga hortago dhiig-baxa suurtogalka ah, taas oo qudheedu naa dir ah, laakiin leh cawaaqib xun. In ka badan kont an sano ka hor ayaa sidan lagu sameyn jiray car uurta Yurub.XIGASHO:-BBC

Kooxaha Suudan oo gaaray heshiis xabad-jooj in ah & Safaarad la bililiqeystay

Ergooyin ka kala socda Milliteriga Dowladda Suuadan iyo kuwa Gurmadka Degdega ee RSF ayaa waxay heshiis Xabbad-Joojin ah ku gaareen magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga.

Iyadoo uu isbuucii 6-aad galay Dagaalka Suudan ayaa waxa uu sababay Jahwareer, Amnidaro iyo inay in ka badan hal milyan oo qof ku barakacay. Heshiiska xabad-joojinta ee ay labada dhinac gaareen ayaa waxa uu dhaqan geli doonaa Habeenka Isniinta, abaaro 9:45 daqiiqo ee Fiidnimo ee xilliga dalkaasi oo u dhiganta 7:45 daqiiqo ee Xilliga Greenwich mean time (GMT).

Heshiiskaasi oo ay Dhexdhexaadiyaal ka yihiin Sacuudiga iyo Maraykanka ayaa waxa uu ka duwanaan doonaa Heshiisyadii hore ee XJJ ee lagu xadgudbay.

Taabagelinta Heshiiska waxaa lagu xusay in Dayax-Gacmeedya lagua socon doono Dhaq dhaqaaqyada Milliteri ee labada dhinac, iyadoo la gu baaqay in Ciiddamada labada dhinac laga wa da daad-gureeyo magaallooyinka iyo Adeegyada kale ee Bulshada, lana joojiyo Duqeymaha loo adeegsanayo Diyaaradaha, Madaafiicda Culus iyo Diyaaradaha Darooniska.

Heshiiska XJJ ee lagu gaaray magaalladda Jeddah waxa lagu ayiday Muhiimada in laga fogaadaan inta ugu macquulsanIsbitaallada.

Si kastaba,inta badan Maleeshiyaadka hubeys an ee dalalka ay Colaadaha ka dhacaan lagama wacyi-geliyo Xeerarka iyo Shuruucda Caalamiga ee khuseeya dhowrista dadka Rayidkaiyo Ila alinta Xurmada dadka Dibloomaasiyiinta iyo Xaru maha iyo Hantida Safaaradaha.

Xujeey ku geeriyootay dab ka kacay Hotel ku yaalla Magaalada Maka Al-Mukarama

Ugu yaraan 8 Muwaadin oo Pakistani ah ayaa geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, Kar in, dab xooggan oo ka kacay Hotel ay ka degana ayeen magaalladda Barakaysan ee Maka Al-Mukarama ee dalka Sacuudiga.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Arrimaha Dibedda ee Pakistan ayaa lagu xa qiijiyey dhacdadaasi, iy adoo dadka geeriyooday ay ka mid ahaayeen Ku manaanka qof ee Waajibaadka Cumrada u tegay Sacuudiga.

Wafdi Pakistani oo ku sugan magaalladda Je ddah ayaa la xiriiray Dowladda Sacuudiga,si loo caawiyo Qoysaska Dhibanayaasha.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Haweeneyda Wasiirka Warfaafinta ka ah dalka Pakistan,Mar riyum Aurangzeb ayaa sheegtay inuu RW Shebhaz Sharif ku amray Wasaaradda Arrimaha Diinta inay gudbiyaan in si Wanaagsan loo daaw eeyo dadka ku dhaawacmay dabka ka kacay Hot el ku yaalla Sacuudiga.

Dhanka kale, Duullimaadkii u horeeyey ee Xuj eeyda dalka Pakistan ayaa Shalayto ka degtay magaalladda Barakaysan ee Madiinatul Mun awara.

330 Xujeey ayaana la socotay Duullimaadk aasi oo Saqdii Dhexe ee Habeen hore ka soo duulay Gar oonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Jinnah Inter national Airport oo ku yaalla magaalladda Karachi ee dalkaasi.

Shirkadda Diyaaradaha ee Pakistan Internat ional Airlines (PIA)waxay sheegtay inay Hawlga lada daabulista Xujeeyda u adeegsan doonaan Diyaaradaha Boeing 777 iyo Airbus 320




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip