
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 20-KA MAY 2023-KA
Madaxweynaha JFS oo khudbad ka jeedi yay Meertada 32-aad ee Jaamacadda Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalaya Meertada 32-aad ee Shir-madax eedka Jaamacadda Carrabta ayaa Khudbadiisa kula wadaagay Boqorrada, Amiirrada, Madaxwe yneyaasha iyo Hog gaamiyeyaasha Carbeed hor umarka ka jira dalka, fursadaha iyo caqabadaha ku xeeran dowladn imada Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay waddo howlgallo qorsheysan oo dalka lagaga xoreynayo argagix isada Alshabaab, loona diyaarinayo Ciidanka Soomaaliyeed in ay si buuxda ula wareegaan amniga dalka, iyadoo ay qorshe yaash aas barbar socdaan hiigsiyo qaran oo ku aaddan deyn cafinta Soomaaliya iyo xasil inta siyaasadeed ee dalka.
"Waa inaan dardargelinno iskaashiga iyo wax-wadaqabsiga heer Carbeed. Soomaaliya Dorraad waxay ka soo kabanaysaa duruufo adag oo ay dhabar adeyg ku wajaheen shacabka Soomaaliy eed, waxaan rajaynaynaa in aad sii laba jibaarta an garab istaagga walaal nimada ah ee aad noo muujiseen. Sooma aliya xasilloon oo hurumarsan waxay guul u tahay dhammaan dalalka Carabta”.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay soo dha weynayaan dib ugu soo noqoshada Jamhuuriyad da Suuriya ee Madasha Jaamacadda Carabta, isa goo dhanka kale xoojiyey baaqii Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku wajahnaa walaala ha dalka Suudaan in ay joojiyaan dagaalka, wad ahadallna ku dhameeyaan xaaladda ka taagan dalkaas.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Hogg aamiyeyaasha xusuusiyey in dalalka Carabta ay ka jiraan dhibaatooyin badan oo ay ugu horreey aan amni xumo, xasillooni darro siyaasadeed iyo dhibaatooyin dhaqaa le, wuxuuna ugu baaqay in loo midoobo sidii loo wajihi lahaa caqabadahaas.
Magaalada Nirobi oo lagu soo gabagabeeyay shir la xiriiray dib u dhiska magaalooyinka dalka
Shir looga hadlaayey dib u dhiska magaaloy inka waaweyn ee dalka oo ay ka qeybgaleen Dowlad Govoledyada iyo maamulka Gool ka Bana adir ayaa lagu soo gab
agabeeyay mag aalada Nirobi ee Dalka Kenya
Shirkaasi oo soxday muddo 4 cisho ah,waxaa soo Agaasimay dowladda Federaalka ee Soomaa liya, machadka Tokiyo iyo bangiga horumarinta dubida.
Shirkaan oo
Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay R/wasaaraha dalka Ciraaq Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka So omaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jeddah kula kulmay ra’isulwasaaraha dalka Ciraaq Md.Mohamed Shiaal-Sudani .Madaxweynaha iyo R/wasa araha ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka amni, siyaas adeed, dhaqaale iyo dibluma asiy adeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ciraaq.
Madaxweynaha waxa uu ka mahad celiyay dowladda Ciraaq deyn ta ay ku laheyd Soomaa liya 67% in ay ka cafiyeen. Waxaana labada dhan isla garteen soo nooleynta heshiiyadii hore uga dha
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka codsaday dowladda Ciraaq inay Sooma aliya la wadaagaan khibradooda ku aadan la dagaalanka aragagix isada madaama ay guulo wax ku ool ah ay ka gaa reen dagaaladii ay la galeen argagixisada
Wasiirka Waxbarashada XFS oo la kulmay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qadar
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soom aaliya Md.Faarax Cabdulqaadir Sheekh ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee Dalka Qadar kula kulmay Agaasimaha Guud ee Sand uuqa Horuma rinta Qatar Md.Khaliifa. bin Jassim Al Kuwari.
Mudadii uu socday kulankaasi ayaa waxaa la bada dhinac ay uga wada hadleen arrimo dhowr ah oo ay klamid ahaayeenn is dhaafsi xogaha iyo khibra daha,dhismaha hay’adaha dhaqaalaha, dib u habeynta hay’adaha dowladda.
Sidoo kale madaxdaasi ka kala socday Soo maaliya iyo Qadar waxay ka wadahadleen sii wad iddamashaariicda ay Qadar a ka fuliso Somaliya
Go’aan culus oo laga gaaray in masuuliyiin ta DF ay xirtaan waddooyinka Muqdisho
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa gebi ahaanba mamnuucay in masuuliyiinta dow ladda ay danahooda gaarka ah isaga xirtaan waddo oyinka muhiimka ah iyo goobaha ganacsiga caas imadda ee magaalada Mu qdisho.
Taliyaha qeybta guud ee booliska gobol ka Banaadir G/Sare Macalin Mahdi oo war baahinta la hadlay ayaa waxa uu sheegay in hadda kadib la aqbali doonin in masuul do wladeed uu Is ka xirto waddo, si usoo fu shado danihiisa gaarka ah, xilli muddooyin kii dambe uu reysanayay ammaanka caasimadda.
"Dadyowga masuuliyiinta ee marka ay rabaan in tukaan ka ganacsadaan waddo oy inka xira naya. Qof masuul ah ayaa Wad adda weyn Maka Al-Mukarama iyo kuwa lamidka ah inuu qof danti isa raba inuu tukaan u galo u xirto wadadda oo loo xayiro Wiil iyo Hooyo Soomaa liyeed oo shaqo u socota, Aabe Soomaaliyeed oo isbit aal u soc day iyo Gabar Soo maaliyeed oo ardayda ah in ay u xayirnaato qof dukaameysanaya,” ayuu yiri.
Waxa uu intaas sii raaciyay "Waa mam nuuc la ga bilaabo Dorraad in masuuliyiinta dowladda ay danahooda gaarka ah ay isaga xirtaan wadooyin ka iyo goobaha ganacsiga ah, hubna ay la galaan isbitaalada gooba haas oo kala dhaxaysa sha cab ka.”
Taliyaha ayaa sidoo kale waxa uu sheeg ay in isbeddelka ku yimid amniga caasi madda ay qeyb weyn ka qaadatay wada-shaqeynta ciidamada am aanka, oo markii hore meelo kala duwan am arka ka qaadan jirey, balse hadda hal meel amar ka ka wada qaata.
"Wada-shaqeynta Ciidamada Amaanka oo ga ab uu jiray hadda hal meel ayey am arka ka wada qaataan, madaxda qaranka uu Madaxweyn uhu u gu horeeyana waxay nagu hagayaan inaan la dag aalano Khaw aarijta Nabada u diidan sha cabka caasi madda degan.” Ugu dambeyntiina waxa uu digniin kama dam beysa ah u diray dadka qaar ee weli degmooyinka ku dhex wata hubkii la ma mnuucay, kuwaasi oo uu sheegay in tallaabo sha rci ah laga qaadi doono."Looma ogola qof qori wata oo aan ka tirsaneyn ciidanka, ee magaalada qori ku wata ee la qabto sharciga la horgeyna oo qorigiisana waa lala wareega,” ayuu yiri taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir.
Xasan Sheekh Oo Waxqabad Xumo Ku Eedee yay ATMIS, Amaanna U Jeediyay SNA
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Qatar ayaa la had lay Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Cii damada Qalabka Sida Soomaaliya oo tababar uu uga socda dalka Qatar.
Madaxweyne Xasan ayaa saraakiishan warbi xin kasiiyay dagaa lka dowladda ay kula jirto Sha baab iyo sida lagama maarmaan ay uga tahay in ey doorkooda ka qaata an dib u xoreynta deeg aanada wali koox daasi ay joogto. Waxa uu dhin aca ka le si toos ah u dhaleece eyay ciidamada ATMIS, isagoo ku dhal iilay waxqabad xumo maadaama mudo ka badan 15 sano ay dalkan joogeen aaney isbedel muuqa ta ka sameyn awooda Shabaab.
Balse taasi bedelkeed wuxuu si aan ganbasho leheyn u tilmaa may in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay Shabaab dhowr bil gudeheed ay uga saareen dhul balaaran, iyagoo aan la socon ciidanka ATMIS.
"Ciidamadeena waxay muujiyeen adkeysi aan horey loo sam eyn. [ATMIS] oo taagniyo, beebeey aal, madaafiic iyo hilikobtaro haysato way noo qa ban waayeen 15-sano inta haatan laga xoreey ay dalka oo waliba nus kamid ah ay haatan noo dhi man tahay. Marka maahmaahdii ahayd ‘Biyo sa cabadaada looga dhar gaa’ waa dhabta jirta,” ay uu yiri.
Si kastaba, bisha June ee sanadkan waxaa la filayaa iney dalka isaga baxaan 2000 askari oo ATMIS ah, waxaana meelaha ay baneeyaan la wa reegi doono ciidamadda Soomaalida, qorshah ay aa ah inta aan la gaarin 2025 ay guud ahaan dal ka isaga huleelaan ciidankan dalalka afrikaanta ah ka socda.
Isimada Dhaqanka oo xal ka gaaray Shaqaaqa dii ka dhacday Garoowe
Waxaa xal laga gaaray Shaqaaqadii habeeno ka hor Magaalada Garoowe ee Caasimadda Punt land ku dhexmartay Ciidamo a wada tirsan Punt la nd, balse kala taageersan hoggaamiyaha Puntl an d Saciid Cabdullaahi Deni iyo Siyaasiyiinta mucaa radka.
Isimada Dhaqanka SSC ayaa u kacay xal ka gaarista Shaqaaqadaas, iyaga oo ku guuleystay inay la kulmaan laabda dhinac, sida Madaxweyna ha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo siyaasi yiinta mucaaradka.
Garaad Jaamac Garaad Ism aacil oo kamid ah Dhaqanka Gobolada S SC ayaa sheegay inay Madaxweyne Deni ugu ta geen Magaalada Qar dho ayna meel wax isla dhigeen.
Wuxuu sheegay in ay la wareegeen Isimada dhaqanka Gobolada SSC xal ka gaarista shaqaaq adii ka dhacday Magaalada Garoowe, isla markaa na ay ku guuleysteen, balse wixii wada-hadallo ka le ah dib la isugu soo laaban doono doorashada.
Hadalkan kasoo yeeray Garaad Jaamac Gara ad Ismaacil oo kamid ah Dhaqanka Gobolada SS C ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan Xeer ilaaliy aha Puntland uu shaacyay Magacyada Afar siya asi oo uu sheegay inay ku lug lahaayeen shaqa aqada loona jaray waran soo qabasho ah.
Wasiirka gaashaandhigga ‘oo ciidamo cusub tababar heer sare ah’ ugu soo xiray…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqa adir Ma xamed Nuur ayaa Dorraad tababar dalka Uganda ugu soo xirey urur gaar ah (special force)oo ka tir san ciidanka xoogga dalka.
Ciidamadan cusub ayaa qaatay oo soo dhame eystay tababar heerkiisa aad u sare eyo, kaasi oo muddooyinkii dambe ku qaadanayeen dalka Ug anda.
Wasiirka Difaaca dalka ayaa munaas abadda soo xirista tababarkaan kula darda armay cii dan kan cusub ee Dorraad tababa rka uu usoo xiray.
Soomaaliya ayaa rabta inay dhameyst rto diy aarinta ciidan ku dhaw 15,000 askari sanadkaan aan ku jirno ee 2023-ka, sida uu kal hore shaaciy ay madaxweynaha Sooma liya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Imaaraadka Carabta ayaa iyadu bixin aysa kha rashka ku baxaya tababarka ciidamada lagu taba barayo dalka Uganda, ayada oo arrintaan qeyb ka tahay heshiis iskaashi oo Imaaraadku ku taageer ayo dhismaha dowladnimada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa dhawaan qiray in Imaaraadka uu Soomaaliya soo garab ista agay xilli ay aad ugu baahneyd, ayna tahay in sida ugu haboon looga faa’iideysto fursada uu siiyay dalkeena iyo kuwa kale ee caalamka ahba ay la garab taagan yihiin.
Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa hore u gaaray heshiis iskaashi oo si gaar ah u quseeya dhinac yada iskaashiga militeriga, amniga iyo la-dagaal anka argagaxisada, kaasi oo uu qalinka ku duug ay wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya.
Heshiiskan ayaa dowladda Soomaaliya ka ca awin doona in ay abuurto ciidamo ku filan, si ay si buuxda ugala wareegto howl-gallada amniga ee ATMIS, si waafaqsan aragtideena amniga.
Billooyin kahor ayay aheyd markii ciidam adii u gu horreeyay oo lagu soo tababaray dalka Ug anda ayaa la keenay magaalada Muqdisho, kuw asi oo tan iyo intii ay la war eegeen ammaanka ca asimadda wax weyn ka beddelay, ayada oo ay aad u yaraadeen qaraxyadii iyo dilalkii ka dhici ji ray caas imadda, kadib markii ay kordhiyeen baar itaanada.
Si kastaba, Soomaaliya ayaa haatan ku jirta xa alad dagaal, waxaana qeybo badan oo kamid ah gobollada dalka ka socdo howl-gallo ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, ayada oo dha wa an uu si rasmi ah u billaaban doono wejiga lab aad ee dag aalka oo ay qeyb ka noqonayaan cii damo ka socda dalalka deriska.
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ku howlan wax u qabashada ardaydii ka soo cararay Suudaan
Agaasimaha Tacliinta Sare ee XFS Ismaacil Yu usuf Cismaan ayaa sheeg ay in Dowladda ay ka go ’an tahay qorsheynta sidii waxbarashadooda ay u sii wadan lahaayeen ardayda So omaaliyeed ee naftooda kala soo baxsaday colaadda ka jirta dalka Suudaan.
Agaasimaha oo ka hadlay kul anka todobaadka war baahinta qa ranka ayaa xusay in wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ay wadaan diiw aangalin ku aadan tirada saxda ah ee ardayda ka soo cararay da gaalada ka jira Suudaan iyo sidii loo sii wadi lahaa dhameystirka waxbarashad ooda. Ismaacil Yuusuf Cismaan,waxa uu tilm aa may in Magaalada Muq disho ay soo gaareen ar day lagu qiyaasay 1270 ,halka ilaa sadex boqol oo arday ay gaareen gob ola da dalka mwuxuuna in taa raa ciyay in wasaa radda waxbar ashada ay gacan ka geysane yso meeleynta ardaydaasi.
Guddi uu magacaabay r/ wasaaraha dalka ayaa ku ho wlan wax u qabashada ard ayda ka soo cara ray Suudaan,iyadoo safaaradda Suuda an ee So omaaliya lagala tashanaayo xoga ha ar dayda ee ka diiwaangashan jaamacadaha Suudaan.
Dhinaca kale, Gudoomiy ihii Ardayda Suudaan Muqta ar Macow oo la hadlay warb aahinta qaranka ayaa u mah adceliyay maamulka wasaa radda wax barashada iyo tacliinta sare,isagoo docda kalana sheegay in ay jiraan arday ku xayiran Xaduudaha dalka Suudaan oo garab uga baahan dowladooda.
Madaxweyne Xasan oo ka tacsiyeeyey geerida Cismaan Maxamed Jeelle
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka So omaaliya Md. Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo shacab ka So omaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u nax arii stee Korneel Cismaan Maxamed Jeelle. Madaxwey ne Xasan sheekh Max amuud ay aa tilm aam ay in Korneel Cisma an Maxa med Jeelle uu muddo dheer u soo adeegay ey qar an ka Soomaaliyeed, isagoo soo qa btay xilal kala du wan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaaradda Xa naanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Dow laddii Dhaxe, Duqa Ma gaalada Muqdisho iyo mas ’uu liyada kale oo dibl omaasiyadeed, kuwaas oo uu kala soo shaqeeyey Dowladihii soomaray dalk eenna.
"Inna Lillaahi Wa Inna IIayhi Raajacuun, Alle ha u naxariisto Cismaan Maxamed Jeelle, oo wa qti badan ku soo bixiyey u adeegidda dadka iyo da lka Soomaaliyeed, waxaana tacsi u dirayaa qoys kiisa, qaraabadiisa iyo guud ahaan ummadda Soo maaliyeed ee uu ka geeriyooday”
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaa liya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey Cismaan Maxamed Jeelle in uu hoygiisa ka yeelo jannatul fardowsa samir iyo iimaa nna uu ka siiyo qoyskiisa, ehelkiisa iyo shacabka Soomaa liyeed ee uu ka baxay.
Cumar Cabdirashiid: Doorashada gola ha dee gaanka ee Puntland waa inay ku dhacdaa rab shad la’aan
Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cu mar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa ku baa qay in rabshad la’aan lagu qab to doorashooyinka dega anka Puntland.
Cumar Cabdirashiid ayaa soo jeediyay in cabashada ay qab aan tartamayaasha doo ra sha da loo gudbiyo guddiga doora shada Puntland si ay u eegaan khariidadda tubta doorashooyinka 8da Janaayo. Cumar Cabdirashiid wuxuu sheegay in ay arr inta ni u baahan tahay is-afgarad ball aadhan ka hor in ta aan hore loo socon oo doorashada dow ladaha hoose la qabanin. Raysal wasaarihii hore ee So omaaliya oo sidoo kale ka hadlayay waaran Dorr aad loo jaray afar si yaasi oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen wee rarkii lagu qaaday ciidanka amniga doorashada, ayaa ku ba aqay in la joojiyo is eedeynta, lana xa lliyo khilaafaadka taagan iyo in la qabto doorasho nabad ah.
Hadalkaan ayuu Cumar Cabdirashiid ku shee gay qoraal uu kusoo daabacay bartiisa gaarka ah ee Twitterka, wuxuuna dhawa an kamid ahaa siy aasiyiin ka qeyb galay shir looga tashanayay arrim aha doorashada.
Baydhabo: Laba nin oo Dorraad lagu toogtay fagaare ku yaala magaaladaas
Waxaa Dorraad magaalada Baydhabo ee xa runta gobolka Baay xukun dil toogasho lagula ful iyay laba nin oo loo haystay dil ay horay u gey ste en. Labada nin ee Dorraad Ma xkamada gob olka Baay dilka toogasho ah ku fulisay ayaa lagu kala magacaaba Aadan Cali Cabdi oo horey u dilay Ma rxuum lagu maga caabi jiray Macalin Da ahir Cab dullahi Mukhtar iyo Maxamed Geedow Nu urow oo Isna horay u dilay marxuum Jamaal Cabdikariin Maadey.
Toogashada labadaan nin ayaa ka dhacday fagaarahe ku yaala Magaalada Baydhabo ee xar unta gobolka Baay, waxaana usoo daawasho tag ay boqolaal shacab ah oo ka kala yimid xaafad aha magaalada Baydhabo.
Goobta toogashada ka dhacday waxaa ku su gnaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Gal beed Soomaaliya iyo waliba ehelada labada dhi nac. Labadaan nin ee Dorraad xukunka qisaasta ah lagu fuliyay ayaa qeyb ka noqoya tiro dad ah oo sanadkaan gudahiisa lagu toogtay Magaalada Baydhabo.
Madaxweyne Biixi: Furihii lagu xidhi lahaa dag aalka Laascaanood gacanta Somaliland ayuu ku jiraa
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in Somaliland oo kali ahi ay awood u leedahay joojinta dagaalka Laascaanood.
Madaxweynaha oo ka hadlayay xaflad casho ah oo lagu qabtay madaxtoo yada oo lagu xusayay 18 May, ayaa sheegay in xo gaga kasoo horjeeda So maliland ay naf iyo maa lba u bixiyeen sidii anay 18 May u qabsoomi lah ayn.
"Ciidankeenu saddexdii cisho ee ugu danbeeyay difaac iyo dagaal ayuu ku jiray, Dorraad inta Som aliland neceb, oo todobbadkan danbe aan wax kal eba qabane lahaa 18 May la mari maayo, waxay u hureen intaaso dhaawaca iyo intaaso dhimasho ah in anay qabsoomin 18 May, waa qoon gaab" ayuu yidhi Madaxweyne Biixi.
Madaxweynaha ayaa sheegay in awooda jooj inta dagaalka ay Somaliland leedahay "Dagaalka Laascaanood ninkii bilaabay furihii uu albaabka dagaalka ku furay ayuu hayay, lakiin ma hayo fur ihii dagaalka lagu xidhi lahaa, kaasi gacanta Soma liland ayuu ku jiraa".
Dagaalka Laascaanood ayaa wali socda, isku dayo dhexdhexaadin oo dhinacyo kala duwani sa meeyeen ayaan wali guul laga gaadhin.
Qaramada Midoobay oo baaraysa xad guduby ada cunaqaba teynta hubka ee dagaalka Laascaanood
Qaramada Midoobay ayaa baaraysa in So omaaliland ay ku xad gudubtay cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo inay jabisay xeer arka caalamiga ah ee bani’aadanimo inta uu soc do dagaalka Laascaanood.
Guddiga khubarrada Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay in cu naqabateyn lagu soo rago ciddii lagu helo gobad faladaas, iyadoo la cuskanayo qaraarka Qara mada Midoobay ee lambarkiisu yahay 1844 oo la ansixiyay sanadkii 2018-kii.
Baaritaankaan ayaa heerkiisa ugu horreeya lagu qiimeynaya in hubka iyo rasaasta loo ade egsaday dagaalka Laascaanood ay jabiyeen cun aqabateynta hubka ee lagu soo rogay Soomaa liya, sida lagu sheegay muuqaalo laga soo qaaday magaalada Laascaanood oo muujinayay burbur soo gaaray dhismayaal rayid ah oo ka dhashay weerarro loo adeegsaday madaafiicda.
Baaritaanka ayaa lagu sheegay in sanaadiiqda rasaasta, gantaalada, iyo hoobiyeyaasha la isti cmaalay laga yaabo in ay yihiin hub ay soo saare en waddamo kala duwan oo ay ku jiraan Itoobiya, Bulgaria, Yugoslavia, France, iyo Shiinaha. Gud diga Qaramada Midoobay baaritaankooda waxaa qeyb ka ah haysashada hubkaa.
Waxaa walaac laga muujiyay walxaha qarxa ee aan qarxin (UXO), oo khatar weyn ku ah dadka rayidka ah, midda ugu weyn ee cabsida leh ayaa ah a in kooxaha hubaysan ee aan dawliga ahayn sida Al-Shabaab dib ugu farsameeyeen walxaha qarxa.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in hay’adda UNMAS iyo hay’adaha miino baarista ee ka howl gala Soomaaliya aysan weli gaarin magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Soo jeedinta guddiga khubarrada Qaramada Midoobay oo u baahiyay Shabakadda Hiiraan Onl ine ayaa lagu sheegay in warbixinta hordhaca ah ay ku eedeysay Cabdiqani Maxamuud Caateeye , Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland, Jeneraal Cabdi Cabdilaahi, Taliyaha Howlgelinta ciidanka, Jenaraal Faysal Cabdi Bootaan, Gaashaanle Sare Ibraahim Ashkir, Taliyaha qeybta 7-aad iyo , Ta liyaha qeybta 10-aad inay ku lug leeyihiin dagaal ka Laascaanood, islamarkaana ay surtagal tahay in Qaramada Midoobay ay qaado tallaabo ka dhan ah xubnahan.
Guddigu wuxuu kaloo baarayaa kiisaska xad gudubyada suurtagalka ah ee xuquuqda aadan aha (IHRL) sida madfaca qarxa ee lala beegsaday xarumaha rayidka oo ay ka mid yihiin isbitaallada iyo masaajidda, kiiskii ugu culus ayaa ku saabsan duqeyn la sheegay in ciidamada Somaliland ay u geysteen Isbitaalka Guud ee magaalada Laascaa nood 28-kii Febraayo ee sanadkaan 2023.
Guddigan oo ka kooban lix xubnood ayaa sidoo kale soo saaray walaac ku saabsan carqaladeynta suurtagalka ah ee gargaarka bini'aadantinimo iyo helitaanka shaqaalaha caafimaadka iyo shaqaal aha UN-ka oo ay sheegeen iney u suurto geli was ay inay galaan Laascaanood iyo agagaarkeeda.
Wafdi ka socday Itoobiya oo tagay Hargeysa oo ku dedaalayay sidii ay xaaladda u dejin lahaayeen ayaa haddana wax natiijo ah aysan ka soo bixin socdaalkooda dublamaasiyadeed ee ay Somaliland iyo dadka deegaanka SSC.
Dagaalka Laascaanood ayaa saameyn xun ku yeeshay bulshada deegaanka, iyadoo in ka badan 210 rux ay ku dhinteen, islamarkaana ay ku dhaa wacmeen dad gaaraya 680 ruux, waxaa sidoo kale dagaalka uu saameyay adeegyadii muhiimka ahaa sida biyaha, korontada iyo waxbaraahada oo saameysay in ka badan 15,000 oo arday iyo 700 oo macalimin ah.
Rabshadihii ugu dambeeyay ee soo shaac baxay ayaa laga dheehan karaa dilal qorsheysan oo isdaba joog ah oo uu ka mid yahay dilkii Ca bdifataax Cabdullaahi Cabdi ‘Hadraawi’ oo ka tir sana xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Soma liland, kaasoo dhaliyay mudaharaadyo sababay khilaafkan iyo colaada hadda taagan Laascaa nood.
Dhacdooyinka Laascaanood ayaa bilaawday 6-dii Febraayo ee sanadkaan markii guddi Dhulb ahante ah ay ku dhawaaqeen inay ka madaxbann aan yihiin Somaliland, waxana ciidamada Som aliland oo ka jawaabaya taasi ay keentay iney duq aymo ku garaaceen magaalada Laascaanood.
NISA oo shaacisay in Dekadda iyo Gar oonka Muqdisho ay ku qabatay agab iyo Saanad ciidan loo waday kooxda Al-shabaab
Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sird oonka Qaranka ayaa Dorraad Dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday Ururka Al-Shabaab.Warsaxafadeed kasoo baxay Taliska hay'adda Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa lagu she egay in Saanada ciidan ee Dorraad gacanta ku dhigeen in lagu soo dhex qariyay badeeco gana csi ahaan loo soo galinaayay gudaha dalka, isla markaana hay'adda ay la socotay dhaqdhaqaaqa agabkaan, wadanka laga soo qaaday iyo mudadii laga shaqaynayay intaba.
Waxaa sidoo kale ay sheegtay NISA iney ka war haysay dhaqdhaqaaqa iyo xiriirka shabakad balaaran oo kala joogtay dibada, Muqdisho iyo gobalada dalka, kuwaas oo ka wada shaqaynayay soo iibinta soo rarista, soo dajinta dekada ilaa gaarsiinta gacanta kooxda Al-shabaab.
"Dhammaan Shabakadii ka shaqaynaysay arrintaan oo ka kooban in ka badan 10 ruux ayaa NISA ay ku guulaysatay inay gacanta kuwada dhi gto iyadoo qofna uusan ka baxsan. ilaa iyo afar Gaari oo loo diyaariyay in lagu qaado qalabkaan si ay u gaarsiiyaan gacanta Cadowga Khawaarijta ah ayaa sidoo kale uu qabtay sirdoonka Somalia. Sirdoonka Somalia wuxuu gacanta ku dhigay Alaabo u socday Cadowga oo laga soo dajiyay Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho" ayaa lagu yiri Warsaxafadeedka kasoo baxay NISA.
NISA ayaa sidoo kale sheegtay iney ku jiraan dadkaan gacanta ay ku dhigtay ganacsato waa weyn oo ay dowladda ogolaasho u siisay in dalka ay keenaan badeecooyinka kala duwan.
"Dekada iyo Airport waa labo il oo dalka u mu hiim ah, qabashada qalabkaan iyo alaabaha ayaa cadayn u ah shaqada adag ay haayaan Hay’ad aha ammaanka wadanka iyo sida uu u xoogay satay xogta sirdoonkeena. Dadka loo qabtay ho wlahaan waxaa ku jira Ganacsato kuwaas oo dow laddu ay siisay ogolaasho ah inay wadanka keen aan waxyaabaha ay u baahanyihiin dadkeena laa kiin taas badalkeeda waxaa muuqata inay dalka soo galinayaan wax halis ku ah dalka iyo dadka" ayaa lagu yiri warka kasoo baxay NISA.
Gabagabadii Taliska NISA ayaa sheegay iney ka go’anin talaabo adag laga qaado qof kasta oo ku lug yeesha u kaalm ey nta kooxda Al-shabaab ee dhibaatada badan ku hayso shacabka Soo maaliyeed.
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Habeen hore muwaadiniin So omaaliyeed oo sidoo kale ka mid ahaa ganac satada ku dhaqan dalkaas lagu dilay deegaan hoostaga magaalada Cape Town ee dalkaasi.
Kooxo burcad Afrikaan ah ayaa lagu soo wa rramayaa inay dileen muwaadink aasi oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee ku dhaqan de egaanka Philippi oo kamid ah deeg aanada hoostaga M/CapeTown ee dalka K/ Afrika.
Wararka ayaa intaas kusii daraya in burcadka hubeysan ee u dhalatay dalkaas ay ku dhex toogatay goobtiisa ganacsi mu waadinkan Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Daahir Cali Xuseen.
Kooxdan burcadka ayaa sidoo kale waxay dhac u geysteen dukaanka marxuum Daahir Cali, iyaga oo intaas kadib iskaga baxsaday goobta, sida uu sheegay mid kamid ah ganacsatada Soomaali yeed ee ku nool deegaankaasi.
Ciidanka Booliska dalka Koonfur Afrka ayaa dhacdada kadib gaaray goobta, sidii caadada u aheyd, kuwaasi oo baaritaano ka sameeyay halka lagu dilay marxuumka.
Hase yeeshe wax natiijo ah oo illaa hadda ka soo baxday baaritaanka la sameeyay majirto.
Si kastaba, Koonfur Afrika ayaa waxaa sanadi hii u dambeeyey ku sii kordhayey dilalka, dhaawa ca iyo dhaca loo geyto muwaadiniinta Soomaal iyeed ee ku sugan dalkaasi. Mana jirto cid wax ka qabata dhibaa tooyinka loo geysto muwaadiniinta Somalida ah ee dal kaasi u shaqo doontay, oo iya gu u badan dhaca, dhaawaca iyo dilalka loo geys to dadka ajaaniibta ah ee ku ganacsada dalkaasi.
Dowladda Fedaraalka oo raashiin gargaar ah u dirtay dadkii ka barakacay fatahaada M/Baledweyne
Iyadoo M/Baledweyne ee xarunta G/Hiiraan ay ka jirto xaalado nololeed oo ka dhashay fataahada wabiga Shabeelle uu ka same eyay xaafadaha oo sababtay iney barakacaan ku manaan qoys ayay DFS u dirtay shixnadii gargaar ah oo loogu talo galay dadka barakacay
Doomiyaha Hay'adda Ma are eynta Musoobooyin ka Qaranka SODMA Maxamuud Macallin Ca bdulle iyo Wasirka W/ Q/ta Md.Beenebeene ay aa Habeen hore Muqdi sho ka sagootiyay ilaa 50 gawaari ah oo ay saar an yihiin raashiin garga ar ah.
G/hay'adda Miyo Mu iiboiyinka qaranka oo warbaahinta la had lay ayaa sheegay in dhbaatada ka jirta B/weyne inuu in dhahiisa kusoo arkay baaxada ay leedah ay, I sla markaana dadka halkaasi ku barakacay ay u baah an yihiin garab istaaga shacabka Soo maali yeed.
Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa si gaar ah u gu mahadceliyay dowladda Imaaraadka Carabta oo uu sheegay iney doorweyn ka geystay gargaar gaarsiinta dadka ka barakacay fatahaada k dhufa tay B/beyne. wasiirka W/Qorsheynta XFSS Maxa muud Beenebeene ayaa dhankiisa sheegay in DFS ay qeyb weyn ka qaadan doonto sidii gargaar loogu sameyn lahaa dadka guryahoodii ay ka barakiciyeen biyaha wabiga Shabeelle.
Si kastaba ha ahaate fatahaada ku dhufatay xaafadaha magaalada Baledweyne todobaadkii lasoo dhaafay ayaa sababtay inay barakacaan ku manaan qoys oo haatan ku dhibaateysan duleed ka magaalada Baledweyne oo ay ku heysato hoyi la'aan iyo Cunto la'aan.
Al-qaacida oo sii deysay dhakhtar 88 jir ah oo u dhashay Australia isla markaana u xirnaa 7 sanno.
Dhaqtar u dhashay dalka Australia da’ diisuna ay gaareyso 88 jir ah oo ay Al-Qaacida ku hays teen Galbeedka Afrika in ka badan 7 sano ayaa la sii daayay. Dr Kenneth Elliott waa uu badqabaa waana uu wanaagsan yahay wa xa uuna dib ula midoobay qoyskiisa,
ayuu yiri wasiirka arrimaha diba dda ee Australia. Isaga iyo xa aski isa ayaa la xirtay sa nadkii 2016-kii waxa la ga qabtay meel u dho wxadka u dhaxeeya Mali iyo Burkina Faso, halk aasi oo ay xarun caafimaad ku lahaayeen in ka ba dan 40 sano. Al-Qaacidada Maqribul Is laami ayaa sheegtay xilligaasi in ay afduubteen lamaanaha asi. Kooxda ayaa sii daysay xaa skiisa Jocelyn ka dib saddex toddobaad sababo la xiriira cadaadis dadweyne iyo wax ay ku tilma ameen hagid ka timid hoggaamiyeyaashooda oo ahaa in aan haw eenka aan laga qaybgelin dagaalka. Wasiirka arri maha dibadda ee Au stralia Penny Wong ayaa qir tay geesinimada Dr Elliott iyo qoyskiisu ay muu jiyeen xilligii xaaladahu ay adkaayeen. Asal ahaan waxa ay ka yimaadeen Perth, Dr Elliott iyo xa askiisa waxay isbitaal ay yaallaan 120 sariirood ku lahaayeen magaalada Dijbo ee Burkina Faso halkaas oo uu ka ahaa dhakhtar keligiis ah. Xar igg ooda kadib, dadka deegaanka ayaa bil aab ay bog Facebook ah oo ay ugu ololeynayaan sii deynt ooda. Al-Qaacidada Maqrib (AQIM) iyo ko oxaha kale ee xagjirka ah ee waqooyiga iyo gal beedka Afrika ayaa muddo dheer afduub ahaan u adeegs an jiray dhaqaale ururin. Sanadkii 2013-kii, gume ystihii hore ee Faransiiska ayaa 5,000 oo askari u diray Mali si ay ula dagaal amaan kooxda iyo xul afadeeda, waxaana 2020 uu dilay hogaamiyihii AQIM Abdelmalek Drouk del. Balse Faransiiska ay aa isaga baxay sanad kii hore iyadoo dalka Mali aan laga jecleyn sab abo la xiriira howlgalkiisa mili tari.
Garaad Jaamac oo shaaciyay tallaabo uu ciid ankoodu qaadayo kadib dhawaaqii Biixi
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Gara adka Guud ee SSC ayaa shaaciyay in ciid amadoodu ay go’doon ga lin doonaan ciidamada So maliland, ka dib hanjab aadii kasoo yeertay madax weynaha So maliland Muuse Biixi ee aheyd in dagaalka uusan joogsaneyn.
Garaad Jaamac ayaa waxa uu sheegay in had alka Biixi uu yahay qiraal ku aadan duu laanka uu ku ahaa dhulka SSC-Khaatumo, ayna hadda wax ba dhowrsaneyn, maadaama ay muddooyinkii da mbe dalbanayeen in ciidanka Somaliland laga sa aro gobolka, si xal looga gaaro oo miiska wada-hadalka la isku ima ado.
"Dorraad hadaanu baryayn ay oo aanu lahayn guryihiina ku noqda Dorraad iyaga ayaa na baryi doona,” ayuu yiri Garaad Jaamac oo sheegay in hada da gaalka balaadhinayaan oo ay xidhi doonaan wadada uu saadku u maro ciid amada Somaliland ee saldhigooda u weyn yahay Goojacadde Garaadka Guud ee SSC ayaa duulaanka cu sub ee qaadayaan ciida madooda ku macneeyay is-difaac ay ku xore ysanayaan dhulkooda, oo uu sheegay inuu duu laan bareer ah ku yihiin Muuse Biixi iyo cii dankiisu.
"Laascaanood ma degana Isaaq, Muuse Bi ixi reerkiisu ma degana, waxay degan yihiin waa Be rbera, Hargeysa iyo Burco, haddii aan anagu duul aan ku ahaan laheyn Hargeysa, an aga duulaan ah aan laheyn waa la garanaya nin ka duulaanka ah marka arrintaan laba-labeyn ma lahan.”
Sidoo kale waxa uu sheegay in la waayay cid madaxweyne Biixi uga ergaysa oo ku qan cisa inuu ciidanka ka saaro SSC, sidaas dart eed ay qaa teen go’aanka ah inay xiraan wada da kaliya ee ci idamada Somaliland usoo marti taakulada iyo saadka.
"Gurigiisa intuu ugu yeedhay (ergadii odaya a sha aheyd ee Muqdisho ka tegay) ayuu qaa bili wa ayay, kadibna iyaga oo wali gurigiisa ku sugan ay uu yidhi xabada joojin mayno ilaa aanu gaadhno xad beenaadkii gumaystuhu u kala qaybiyay uma da Soomaaliyeed markaa nabadaasi maalinta ay ay dhimatay.”
Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay "Marka ay in oo muuqatay inaysan jirin cid Muuse qaban karta, wadaddaas sabab ay noogu furnaato ma jirto, mar kii horeba awood la’aan uma furneyn ee waxay u furneyd in ciidankaas guryahooda ku noqdo, mar haddii ay taas dhaceyn in aan wadaddii xirno ayaa go’aansanay, weyna xidh maysa.”
Ugu dambeyntiina waxa uu beeniyay inay jira an ciidamo aan ahayn kuwa deegaanka ee SSC oo dagaalamaya Laascaanood, kadib mar kii uu maamulka Muuse Biixi uu sheegay inay halkaas ka dagaalamayaan kooxo huwan ah.
Dhawaaqan cusub ayaa imanaya xilli mad axw eynaha Somaliland Muuse Biixi uu Dorraad shee gay in uusan dagaalka istaageyn illaa inta taako kamid ah Somaliland uu cadow ku sugan yahay.
"Waa difaaceynaa oo dagaalku joogsan maa yo, inta taako kamid ah xadka Somaliland uu ca dow Soomaaliyeed uu ku jiro abka uu doono ha sheegtee,” ayuu yiri madaxweyne Muuse Biixi.
Dagaal dhexmaray Ciidamada Itoobiya & Al-Shabaab
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya da gaal Ciidamada Dowladda Itoobiya ee kamid ah how lgalka ATMIS ee ka howlgalla degaannada Koon fur Galbeed iyo Xubno ka tirsan ururka Al-Shaba ab ku dhexmaray degmada Waajid ee Gobolka Ba kool, kaas oo geystay khasaaro kala duwan.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii sida la shee gay Xubno katirsan Al-Shabaab ay weerar een Sal dhiga Ciidamada Itoobiya ee degmada Waajid, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xooganaa oo muddo saacad ku dhow socday.
Goobjoogayaal ayaa waxaa ay Risaala u sheegeen inay maqlayeen dhawaqa rasaasta ay isku adeegsanayeen labada dhinac, sidoo kalena Ciidamada Itoobiya ay adeegsanayeen madaafiic cul culus oo siweyn looga dareemay degmada Wa ajid iyo degaannada hoostaga.
Weli majirto cid heshay khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka, waxaana Ciidama da Itoo biya dagaalka kadib ay sameeyeen how lgallo baa ritaano ah wallow aan la sheegin dad ay kusoo qabteen.
Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaar aya degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa sheega ya in xaaladu ay tahay mid degan, wax ana halka asi gacanta ku haya Ciidamada Itoob iya, kuwa do wladda Soomaaliya iyo Ciidamada Maamulka Koo nfur Galbeed.
Gabar ka qaxday dagaalkii Tigray oo kaalin ta labaad ka gashay tartanka quruxda ee Miss Black Belgium 2023.
Gabar dhalinyaro ah oo magangalyo weyd iistay Belgium ka dib markii ay ka soo carartay colaada Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa ku dhameys atay kaalinta labaad tartanka quruxda Miss Black Belgium 2023.
Rahwa Kinfe ayaa BBC-da u sheegtay in ay aad ugu hanwey ntahay in ay soo bandhigto dhaqanka iyo qiyamka Tigrayga ee fagaara yaasha caa lamka.
Ms Rahwa ayaa sheeg tay in inta badan tart amaya asha ay dalkooda ku ma taleen tartanka balse aysan ka qeyb galin.Waxay sheegtay in loo ogolaaday in ay matasho gobolkeeda Tigray ka dib markii ay u sheegtay qabanqaabiyeya asha inuu leeyahay cal an, dhaqan iyo taariikh u gaar ah. "Dad badan ay aan garanayn waxa Tigrayga ka dhacay,” ayay tiri, iyadoo ku dartay inay ku faraxsan tahay inay aw ood u yeelato inay ka hadasho tacaddiyada la she egay in loo geystay haweenka Tigrayga intii lagu jiray dag aalkii dhiigga badan ku daatay ee billo wday November 2020-kii. Dagaalkan oo dhama aday bishii November ee sanadkii hore kadib mar kii ay heshiis nabadeed kala saxiixdeen dowlada federaalka iyo hogaanka Tigrayga ayaa sabab ay dhimashada dad lagu qiyaasay nus malyuun qof oo rayid ah oo ku nool gobolka.
Dumar iyo gabdho badan ayaa loo geystay kufsi iyo tacadiyo dhanka galmada ah intii ay soc deen dagaalada, kuwaas oo ay diiwaan gali yeen hay’adaha xuquuqul insaanka. Rahwa, oo aaday Belgium bishii Maarso ee sanadkii hore, waxay ku dhalatay kuna kortay magaalada taari ikhiga ah ee Aksum, ee gobolka Tigray. Waxa ay muddo shan sano ah u shaqaynaysay shirk adda diyaaradaha ee qaranka.Waxay sheegtay in iyada iyo qaar ba dan oo Tigree ah oo mark aas ku noolaa caasim adda Addis Ababa iyo magaalooyin kale loo xiray "aqoons igoodaawg eed” ka dib markii uu qarxay dagaal ka soke eye.
"Saaxiibaday badan ayaa la xiray, mana haysan meel aan ka baxo.Markii la i sii daayay, waxaan u imid Belgium si aan noloshayda u badbaadiyo,” ayay u sheegtay BBC-da. Waxay sheegtay in tart anka uu furay fursado kale .Waxay sheegtay in la siiyay "Tigid Dahab ah” oo u oggolaanaya inay si toos ah ugu tartanto tartanka Miss Belgium.
Salman Rushdie Ayaa Kasoo Muuqday Goob Fagaare Ah Markii Ugu Horeysay
Salman Rushdie ayaa kasoo muuqday goob fagaare ah markii ugu horeysay Share Qoraaga British-ka ah ee Salman Rushdie ayaa kasoo mu uqday goob fagaare ah markii ugu horeysay tan iyo markii lagu weeraray mindi ka asoo ku dhawaaday in lagu dilo sanadkii hore.
Rushdie, oo ah muwaadin Ma reykan ah oo qaatay dhalashada Mareykanka, kuna noolaa New York muddo 20 sano ah, ayaa beelay hal il ka dib markii lagu tooriyeeyay masr axa bishii Agoosto xilli uu ka hadlayay xarun far shaxan oo Mareykan ah.
Maalintii Khamiista, waxa uu ka qayb galay mun aasabad ka dhacday Matxafka Taariikhda Dabiic iga ah ee Maraykanka ee Manhattan oo ay mart igelisay PEN America, oo ah koox difaaca xorriya dda hadalka iyo suugaanta.
Rushdie, oo xidhan muraayado indhaha midig ku leh muraayad madow, ayaa la guddoonsiiyey abaal-marin sharafeed, waxaanu khudbad qiiro leh u jeediyey 700 oo qof ee martida ah.
Wuxuu ku dhawaaqay luqadaha Faransiiska, Is baanishka iyo Ingiriisiga, "Argagixisadu waa inays an na argagixin. Dulmigu waa inaanu naga celin. Halganku wuu sii socdaa.
Mareykanka oo ku taageeraya Ukraine diyaarad aha dagaalka… Rushdie waxa uu noqday astaanta xorriyatul qawlka tan iyo markii hogaamiyihii ugu horreeyay ee Iran Ayatollah Ruhollah Khomeini uu amar ku bixiyay in la dilo waxa uu u arkay dab acadda cayda ah ee "Aayaadka Shaydaanka” oo la daabacay 1988-kii.
12-kii Agoosto, waxa uu ku sugnaa shir suug aaneed oo ka dhacay waqooyiga New York markii nin mindi ku hubaysan uu soo weeraray masraxa oo uu tooriyeeyay Rushdie ku dhawaad 10 jeer.
Dadkii goobta ka agdhawaa iyo ilaaladii ayaa qabtay gacan ku dhiiglihii, isla markiiba waa la xir ay, eedaymo iyo xabsi ayaa la dhigay.
Wakiilka suugaanta ee Rushdie Andrew Wylie ayaa shaaca ka qaaday bishii Oktoobar in la tiiray hal il iyo in oow beelay hal gacan.
Bishii Febraayo, markii la sii daayay sheeko cu sub "Victory City,” Rushdie wuxuu ku sheegay war eysigiisii ugu horreeyay tan iyo weerarka inuu la ildaran yahay walaaca naxdinta leh.
Weerarkan ayaa waxaa soo dhaweeyay koo xaha xagjirka ah ee ku sugan qaar ka mid ah wa damada Muslimka ah balse waxa ay ka naxeen dad badan oo reer galbeedka ah siida loo galay Salman Rushdie.
Maxkamadda sare ee Mareykanka oo go’aan ka gaartay dacwad ka dhan ah Twitter-ka
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Khami istii diiday sii socoshada, dacwad ka dhan ahayd shirkadaha waaweyn ee iska leh baraha bulshada gaar ahaan shirkadda Twitter-ka, taas oo ay dacw ad ku soo oogeen, qaar ka mida dhibbanayaal ay eheladoodu ku dhimatay weeraro argagixiso.
Dhibbanayaasha dabada ka riixaya kiiskan ayaa dacw adooda saldhig uga dhigay sharciga la dagaalanka argag ixisada ee Maraykanka.
Waxay ku eedeeyeen in shirkadaha iska leh ba raha bulshadu, oo ay ugu horrayso shirkadda Twi tter inay ku guul daraysteen inay ka xakameeyaan kooxaaha dembiyada abaabulan fuliya, inay ade egsadaan barahooda bulshada.
Garsoorayaasha maxkamadda sare ee Maray kanka ayaa go’aan midaysan ku laalay go’aankii maxkamadda hoose ee Maraykanku ay dib ugu soo noolaysay dacwaddan ka dhanka ah shirkad da Twitter. Tallaabadan ayaa guul u ah shirkadda Twitterka.
Dacwaddan waxaa dabada ka riixaya ehelada Maraykanka ah ee Nawras Alassaf oo u dhashay dalka Jordan, kaas oo sannadkii 2017 lagu dilay magaalada Istanbul, intii ay socotay xaflad loogu dabbaaldegayey sannadka cusubi.
Weerarkaas ayaa ka dhacay xarun lagu cawe eyo, waxaana sheegtay kooxda ISIS.
Dacwaddan ayaa ahayd mid looga danlaha in la gula xisaabtamo shirkadaha waaweyn ee iska leh baraha bulshada waxyaabaha ay soo dhigaaan da dka isticmaala adeegyadooda, arrintaas oo wala ac isa soo taraya ku haysa bulshada iyo sharci-dejiyayaasha Maraykan kaba.
Madaxweynaha Ukraine oo safar lama filaan ah ku tegay Sacuudi Carabiya
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa Jimcaha Dorraad ah gaaray magaalada Jed dah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga, si uu uga qeyb galo shir-madaxeedka Jaamacadda Carabta. Safarkan lama filaanka ah ee Zelenskiy uu ku tegay Jeddah ayaa imanaya, iyada oo madaxwey naha Syria Bashaar Al-Asad oo si weyn u taageer ay Ruushka dagaalka sokeeye, uu sidoo kale go objoog ka noqon doono kulanka Carabta.
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa waxa uu halkaasi ku tagay diyaarad ay lee dahay dowladda Farans iis ka.
Zelenskiy ayaa sidoo kale waxaa lagu wadaa In uu ka qeyb-galo shirka madaxda G7 ee ka dhac aya magaalada Hiroshima ee dalka Japan dham aadka todobaadkan.
"Boqortooyada Sacuudi Carabiya waxay ciya areysaa door muhiim ah, waxaana diyaar u nahay inaan wada-shaqeynteenna gaarsiino heer cus ub,” ayuu madaxweynaha Ukraine ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka, wax yar kadib markii uu gaaray Jeddah.
Booqashada Zelenskiy ayaa noqoneysa middii ugu horreysay ee uu ku tago Sacuudiga, taasi oo muujineysa sida uu udaneynayo inuu kor u qaado xiriirka uu la leeyahay waddamada Carabta.
Volodymyr Zelenskiy ayaa waxa uu horey u bo oqan jiray oo kaliya xulafadiisa Yurub iyo Mare ykanka.
Wararkii ugu dambeeyey ee ololaha doora shada Turkey
Musharaxa la loolamaya madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Khamiistii xoojiyey codkiisa ka dhanka ah muhaajiriinta, isaga oo wacad ku maray inuu dhammaan muhaajiriinta ku celin doo no dalkooda, haddii lagu doorto doorashada ku-celiska ah ee 28-ka May.
Kemal Kilicdaroglu, oo ah musharaxa isbahey siga lixda xisbi ee mucaaradka, ayaa ku guuley stay 45% codadka doorashada Axaddii, halka Er dogan uu helay 49.5%, isaga oo waxyar ka hoos maray 50% si looga baaqsado doorasho ku-celis ah. Hadalladii ugu dambeeyey ee Kilicdaroglu ay aa yimid ayada oo la filayo in musharaxii kaalinta 3aad ka galay doorashada uu ku dhowaaqo go’ aankiisa ku saabsan cidda uu taageerayo war eeg ga 2aad. Sinan Ogan, oo ah siyaasiga xis biga dii dan qa xootiga, ayaa helay 5.2%, taasi oo taageer adiisa muhiim ka dhigtay wareegga kala rebtada . Isaga oo khudbad ka jeedinayey xarunta xisbi giis CHP, ayaa Kilicdaroglu wuxuu ku celiyey sida xoo ggan ee uu uga soo horjeedo siyaasadda Erd og an ee ku aaddan socdaalka. "Erdogan, waxaa si kas ah ugu ogolaatay 10 milyan oo qaxooti ah in ay yimaadaan Turkey. Wa xaad xitaa iibisay muw aadinnimadii si aad cod u hesho,” ayuu yiri Kilicd aroglu isaga oo aan bixin caddeymo.
Turkey ayaa waxaa ku nool bulshada ugu ba dan caalamka ee qaxooti ah oo gaaraya 4 milyan oo qof, sida ku cad xisaabaadka dowladda.
"Waxaan halkan uga dhawaaqayaa: Dib ayaan dhammaan qaxootiga ugu celin doonaa dalalkoo da marka madaxweyne la ii doorto,” ayuu yiri.
Kilicdaroglu ayaa ololihiisa ku sheegay inuu dhammaan qaxootiga Syria dalkooda ugu celin do ono laba sano gudahood kadib marka uu heshiis kala gaaro madaxweynaha Syria Bashar al-Assad badbaadadooda isaga oo kaashanaya QM
.REUTERS, VOA
GOBOLKII UGU HORREEYEY EE MAREYKAN KA KA TIRSAN OO MAMNUUCAY TIKTOK
Montana ayaa Arbcadii noqday gobolkii ugu hor reeyey ee Mareykanka ah oo mamnuuca TikTok, ayada oo sharcigan uu dhaqan-geliyo sa nadkaxi ga, xilli ay xoogeysatay doodda la xiriirta saamey nta iyo amniga app-kan caanka ah.
Mamnuucista, oo uu sa xiixay barasaab Greg Gian forte, ayaa tijaabo shar ciye ed u noqon doonta ha ddii app-kan laga leeyahay Shii naha laga mamnuuci karo dalka oo dhan, taasi oo sharci-dejiyayaasha Wa shington ay ku baaq ayaan.
"TikTok kama howlgali karo dhulka sharciyeed ee Montana,” ayaa ku qoran nuqul ka mid ah sha rciga oo lasoo dhigay website-ka gobolka Mon ta na. Mamnuucista ayaa ka dhigaysa in sharciga la jebiyey mar kasta "oo qof uu furo TikTok, ama uu helo oo awood uu ku geli karo TikTok, ama la siiyo awoodda uu kusoo degsan karo TikTok.”
Jebin kasta oo lagu sameeyo sharciga waxaa ka dhalanaya ganaax $10,000 maalin kasta oo xa dgudubkaas uu dhaco.
Sida ku qoran sharciga, Apple iyo Google waa inay app-ka TikTok ka saaraan halka lagala soo dego, haddii kale waxay ay wajihi karaan ganaax maalinle ah.
Tallaabadan ayaa waxaa hubanti ah in sharci ahaan laga horiman doono. Hoggaamiyayaasha gobolka "waxay caburiye en xoriyadda hadalka ee boqolaal kun oo reer Mo ntana ah oo app-kan u adeegs ada inay isku muuj iyaan, ku helaan akhba ar, islamarkaana ku gana c sadaan, sababo la xir iir guux ka dhan ah Shiineeska,” waxaa sidaas yiri agaasimaha qeybta siyaasadda Montana ee xarunta xuquuqda madan iga ah ee ACLU.
Mamnuucistan ayaa dhaqan-geleysa 2024, ba lse waa la baabi’in doonaa haddii TikTok ay la war eegto shirkad ka diiwaan gashan Mareykanka, oo aanay dowladda Mareykanka u arkin cadow diba deed.
TikTok ayaa sheegtay in dastuur ahaanta mam nuucistan ay go’aan ka gaari doonaan maxkamad aha. Mamnuucistan ayaa ah dagaalkii ugu damb eeyey ee loolan xooggan oo u dhaxeeya TikTok iyo qaar ka mid ah dowladaha Reer Galbeed, aya da oo horey app-ka looga mamnuucay aaladaha dowladaha Mareykanka, Canada iyo qaar ka mid ah Yurub.
App-ka TikTok, oo ay leedahay shirkadda Shi ineeska ah ee ByteDance, ayaa siyaasiyiinta Mar eykanka waxay ku eedeeyeen inuu ku shaqeeyo amarka dowladda Shiinaha, islamarkaana uu aa lad basaas u yahay Beijing, taasi oo shirkadda ay si xooggan u beenisay. AFP, VOA
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 20-KA MAY 2023-KA
...