
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMSII 18-KA MAY 2023-KA
Madaxweyne Xasan Oo La Kulmay Amiir ka Dalka Qatar Tamiim Binu Xamad
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa al ka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Ma xamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga mag aalada Dooxa ayaa Qasriga Madax tooyada dalkaas kulan kula qaatay Amiirka Qatar Md. Tamiim Binu Xamad Al Taani.
Madaxweynaha Dalka Dr Xasan She ekh Maxamuud iyo Amiirka Qatar Mudane Sheekh Tamiim Binu Xamad ayaa kulank oo da diirradda ku saaray xoojinta iskaas higa la bada dal, amniga iyo dhammeystirka hirgel in ta heshiisyadii ay horey u galeen Soomaal iya iyo Qatar, taas oo dhabbaha u xaareyso adkeynta xiriirka diblomaasiyad eed ee lab ada dowladood.
Dhankiisa, Amiir Tamiim Binu Xamad ay aa bogaadiyey guulaha miro-dhalka ah ee la ga gaaray dagaalka ka dhanka ah khaw aar ijta.
Ra’iisal wasaare Xamse oo ka qaybgalay munaasabadda sagootinta safiirkii Maraykanka
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Ja mhuu riyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamsa Cabdi Barre ayaa uga mahadce liyey dowla dda Mareykanka taageerada ay siiso Dowlad da iyo shacabka Soomaali yeed ee dhina cy ada amniga, La-dagaallan ka Argagixisada, Waxbarashada, arrimaha bulshada iyo Bin i’aadannimada.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay muna as abad lagu sagootinayay Danjiraha sii baxaya ee Mareykanka Larry J. Andre oo ay dham maatay hawshiisi diblomaasiyad eed ee So omaaliya, oo ay goob joog ka ahaayeen Mad axweyneyaasha Dowlad Gobolleedyada Gal mudug, Jubaland, Koo nfur Galbeed, Hirsha beelle iyo Mudanayaal ka tirsan goleyaasha Dowladda.
Md.Xamsa ayaa sheegay in Dowla dda Mareykanku ay muddo dheer Soomaa liya ka taageeraysay dowlad dhiska, isaga oo si gaar ah ugu mahad celi yay Danjire Andre oo uu sheegay in uu yimid Sooma aliya, xilli adag oo ay dalka ka jireen caq abado amni, siyaas adeed iyo xaalado bini’aadanimo. Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaruhu in Danjiruhu uu door weyn ka ciyaaray sii xoo ji nta xiriirka soo jireenka ah ee ay wadaag aan Soomaa liya iyo Mareykanka.Dhankiisa, Danjire Andre ayaa ka mah ad celiyay wadashaq eynta iyo soo dhawe yntii loogu sameeyay Soomaaliya intii uu ka hawlg alayay.
Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay safiirka Ingiriiska
Guddoomiyaha golaha shacabka baar lama anka Jamhuuriyadda Federaalka Sooma ali ya ahan Ku-simaha madaxwey naha JFS Md. Sh. Aadan Maxa med Nuur (Madoobe) ayaa Shalay xafiisk iisa kulan kula qaatay Safiirka cusub Boqor tooy ada dalka Ingiriiska ee Soomaaliya Amb. Mi ke Nithavrianakis.
Kullanka Guddoo miye Sheekh Aad an Mad oobe iyo danjiraha Ingiriiska Mudane Mike Ni thavriana kis oo ahaa mid isb ara sho iyo kala war qa adasho ah, ay aa si doo kale ku llanka waxaa looga hadlay sidii Dowlad da Ingiriiska ay kaalin muuqata uga qaad an laheyd tayaynta iyo horumarinta Gol aha Shacabka BJFS, waxaana uu Guddoom iyuhu xusay in dowladda Ingiriiska ay kaalin weyn ka soo qaateen dib u dhiska dalka, iya doo wadanka ay ka fuliyeen mashaariic hor umarineed. Dhanka kale waxay kawada hadl een arrimaha ilaalinta xasiloonida dalka, iyo xoojinta ladagaalanka khawaarijta.
Maalinti labaad oo Maxkamadda Ciid amada u fariisatay dacwadda Shaqaaq adii Isgooyska Siinaay
Maxkamdda Ciidamada Qalabka sida ay aa u fariisatay dacwadda eedeysanayaal ka tirsan Ciidanka Dowladda Soomaaliya, kuwa asi oo lagu eedeeyay in ay si bareer ah u dil een Askar iyo dad shacab ah.
13 Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda ayaa ku eedeysan kiiska dhacdo aad u xanun badan oo 27-kii bishii 2aad ka dhacday Isgooyska Siinaay, halka asi oo Eedaysanay aasha iyo Ciidan uu watay Gudd oomiyaha degmada Yaaq shid ku dhex-martay halk aasi.
Dhacdadaasi ayaa waxaa ku dhintay As kar uu watay Guddoomiyaha degmada Ya aqshiid, waxaana ku dhintay dad shacab ah.
Maxkamadda oo u fariisatay dhegeysiga dacwadda ayaa la filayaa inay go’aan kasoo sa arto, waxaana fadhiga maxkama dda la ke nay muuqaallo muujinaya Eedays anayaasha oo si bareer ah u dilaya Askartii ku dhimatay shaqaaqadii ka dhacday isgo oyska Siinaay
Axmed Ciise Cawad: Madaxweyne Deni ayaa masuul ka ah qalalaase kaste oo ka dhaca Puntland
Wasiirkii hore ee arrim aha dibbada Soo maaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa shee gay inay Puntland qal aalase siy aasadeed waji hi karto ha ddii Madaxweyne Deni uu san caddeynin in doorashada qof iyo cod ay ku eg tahay dow lad aha hoose oo kaliya.
Wasiir hore Cawad ayaa ku raacay ma daxweyne Sheikh Maxamuud aragtidiisa ku aadan in Puntland dhibaato weyn wajihi karto haddii maamulka madaxw eyne Deni uu xallin khilaafka ka taagan doo rashada.
Wuxuu sheegay madasha siyaasada Pu ntland in ay horey uga dhigtay cawaaqib xu mada ka dhalan karta in madaxweyne Deni uusan dhegaysan talada dadka. Wuxuu shee gay eedayntii loo jeediyay nadaxweyne Xas an Sheikh Maxamuud in ay tahay mid aan waxba ka jirin, isagoo sheegay in madaxwe yne Deni uu masuul ka yahay dhibaatada ka dhacday Garowe.
Cawad wuxuu dhinaca kale dhaliilay in xal ka xabbad lagu raadiyo oo Puntland loo hor seedo colaad dhiig ku daato, sida arrintii Dor raad ka dhacay magaalada Garowe. Taasoo ciidamo malayshiyaad ah ay weerareen cii damo maamulka katirsan oo ka shaqeynayay doorashada.
Wasiirka Caafimaadka oo Isbitaalka Banaa dir ku booqday hooyo dhashay afar mataano ah
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Fed era al ka Soomaaliya Dr; Cali Xaaji Aadam ayaa bo oqday Hooyo Soomaaliyeed oo Afar Ga bdho od oo mata ano ah ku dhashey Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir.
Wasiirka ayaa warbixin ku saabsan xaal adda Hooyada ka dhageystay Agaasimaha Is bitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, Dr; Fartuun Sha riif iyo dhaqa atiirtii si da gaarka ah uga ade egayay Hooyada iyo Car ruurteeda.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soo maaliya Dr; Cali Xaaji Aadan ayaa Hoo yo Fa rxiyo Xuseen Cali ku wareejiyey hadd iyad ho rdhac ah ,wuxuuna ballan qaaday in ay ka wa rqabi doonaan oo ay si dhow ula socon doon aan xaaladda Caafimaad ee Hooyada iyo Carruurteeda.
Yaxye Cabdi Sheekh oo ah Aabbaha ma taanaha ayaa ka mahad-celiyay booqa shada Wasiirka Caafimaadka, wuxuuna she egey in uu aad ugu faraxsan yahay gar ab ist aagga loo sameeyay iyo in Wasiirka Caafim aadka Soomaaliya uu ku booqdo Isbitaalka Hoo yada iyo dhallaanka ee Bana adir oo ah halka ay ku dhasheen afartiisa Gabdhood.
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryee lka Bulshada Xukuumadda Federaalka Sooma aliya ayaa sheegay in ay waajib ka saaran ta hay Wasaaraddiisu ilaalinta iyo bedqabka Ca afimaad ee Muwaaddinka Soomaaliyeed me el kasta oo ay dalka ka joogaan, iyadoo sii la ba laabi doonta horu marinta Caafimaadka iyo sidii ay Muwaad iniinta Soomaaliyeed u heli lahaayeen adeeg Caafimaad oo bilaash ah.
Ergayga madaxweynaha Soomaaliya ee dhaqaalaha oo beeniyay inuu ka dam bee yay weerarkii Garowe ka dhacay
Ergayga ganacsiga iyo arrimaha dhaq aa laha ee madaxweynaha Soomaaliya, Khadar Cabdiraxmaan Faroole ayaa beeniy ay warar sheegaya in uu ka dambeeyay we erar cii damo maleyshiyaad ah ka ge ysteen magaalada Garowe.
Weerarkaas oo geystay dhimashada labo askari oo katirsanaa ciidanka Puntland, kuwaas oo qeyb ka ahaa kolonyo galbinaysay qalabka doorasha da dowladaha hoose ee Puntland.
Khadar Faroole ayaa ku eedeeyay wasiirka arrimaha gudaha Puntland inuu u gafay mada xweynaha Soomaaliya oo uu ku tilmaamay inuu soo abaabulay weerarka ka dhacay Garowe.
Khadar wuxuu sheegay in wasiir Juxa uus an fahansanyn nidaamka dowliga ah islama rkaana iyadoo aan la samayn baaris booliis uu saxaafadda ka eedeeyay una gafay dad mas uuliyiin ah.
"Madaxweyne Xasan sheikh laguma eed ayn karo muxuu uga hadlay arrimaha Puntland. Waa madaxweynihii Soomaaliya. Aniguna wa xaan ahay ergaygiisa beeyac mushtarka iyo dhaqaalaha. Xafiiska aan ergayga u ahay waa xafiis shaqadiisu tahay xasilooni iyo nabad, mar ka ma garanayo meel aan isaga nimaano xasilooni darro, ayuu yiri Khadar Faroole.
Wasaaradda deegaanka oo Kalluunku waree jisaywasaaradda amniga
Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbe ddelka cimilada xukumadda Fede raalka Soom aaliya marwo Khadiija Maxa med Makhsuumi ayaa hal tan oo kalluun ah ku wareejiyey was iiru dowlaha wasaaradda amniga xukuumadda Federaalka Sooma aliya Mudane Maxamed C ali Xagaa si loo sii dhiirragalleyo Ciidanke enna.
Maxamed Cali Xagaa wasiiru dowlaha was aaradda amniga ayaa ka mahadceliyey deeqda wasaaradda deegaanka iyo Isb eddelka Cimi lada Xukuumadda Feder aal ka Soomaaliya ay soo gaarsiisay Taliska qaybta guud Booliiska Gobolka Benaadir, iyadoo laga duulayo go’aa nkii xukuumadda ee ahaa in ay wasaaraduhu ta ageeraan ciidamada qaranka ee har iyo habeen u taagan in ay dalka ka difaacayaan cadow ga.
Sidoo kale, Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada waxay ugu talogashay taa geeradaan in ay ku dhiirrageliso bulsha da Soo maaliyeed in ay ka faa’ideystaan kheyraadka dalka, si gaar ahna muhiimad loo siiyo kal luunka oo dalkeennu hodan ku yahay.
Soomaaliya iyo Kenya oo ka wada had lay dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggi isa dalka Kenya Md. Aadan Barre Ducaale ayaa Shalay ka wada had lay iskaa shiga dagaalka ka dhanka Khawaar ijta kadib kulan ay ku yeesheen Kenya. "Waxaan ka wada hadalnay doorka hogaamineed ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee howlgallada socda iyo in ay naga caawin doonaan tababarrada heerka sare ee CXDS” ayuu yiri wasiirka Gaashaandhigga XFS. Md. Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa si doo kale dhiggiisa Kenya uga mahad-naqay kaalinta Kenya ku leedahay la-dagaallanka Argagixisada maadaama ay kamid yihiin howl galka Midowga Afrika iyo dalalka safka hore.
R/W Xamza oo soo saaray amar culus kadib qaraarkii xukuumadda
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuur iyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xamsa Cab di Barre ayaa waxa uu far ay agaasimeyaa sha iyo maareyeyaasha guud ee dowladda fe dera alka inay ka miro-dhaliyaan qaraarkii dhaw aan kasoo baxay xukuumadda.
Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlayey shirka aga2asimeyaasha iyo maareeyeyaa sha guud ayaa waxa uu intaas ku daray in xukuumaddiisa ay mudnaan gaar ah sii neyso isla-xisaabtanka, xilli ay qaaday tall aabooyin la xiriira la-dagaalkan musuq-maa suqa.
Xukuumadda Dan-Qaran ee uu hogga amiyo ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa dha waan waxay soo saartay qaraar si cad u qeexa yey ciribtirka musuqa, kaasi oo la yiraahdo "qar aarka adkaynta hufnaanta maamulka iyo maa reynta maaliyadda dal ka.”
Qaraarkan oo ka kooban illaa 8 qodob, ayaa waxa uu saldhiggiisu yahay maarayn ta maali yadda guud ee dalka, maaraynta dakhliga dal ka, iibka iyo qandaraaska qar anka, maareynta hantida guud ee qaranka iyo maamulka iyo maaraynta shaqaalaha.
Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa sidoo ka le maalmo kahor magacaabay guddiga soo-cel inta, qiimeynta iyo ka talo-bixinta nid aaminta ha ntida qaranka ayaa durba wajah aysa mucaa radad xooggan.
Guddigan oo heer wasiir ah ayaa ka kooban siddeed xubnood, sidoo kale wax aa ku jira gu ddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, waxayna magac aabistooda daba so cota qaraar ay Khami istii ay ansixiyeen xubn aha Golaha Wasii radda Soomaaliya.
Waxaa loo xil-saaray tirakoobka hantida ha y’adaha dowladda, soo celinta hantida qaranka ee sida sharci darrada ah loo haysto, qiimeynta xaaladaha ay ku sug an yihiin hantida qaran ee la tirakoobay iyo kasoo tala-bixinta nidaaminta hantida qar anka ee lasoo celiyay iyo sida ugu haboon ee loo adeegsanayo ugu adeegidda bul shada.
Waxay guddigan warbixin dhameystiran oo geeddi socodka soo celinta hantida qar anka u gudbin doonaan ra’iisul wasaaraha, sida lagu yiri wareegtada kasoo baxday xafiiska Xamza Cabdi Barre.
Si kastaba, Dowladda federaalka Soo maal iya ayaa dhawaan xirtay saraakiil dowl adeed, oo la horgeeyay maxkamadda gob olka Banaa dir, kuwaasi oo ciidamada bool iska ay 20-kii April ee sanadkaan kasoo xir een garoonka Aad an Cadde ee magaalada Muqdisho.
Saraakiishan dowladeed ayaa waxaa loo haysta musuq-maasuq, been abuur, ku takri-fal awood dowladeed, waxayna hro dhac u yihiin shabakad ballaaran oo ku eed eysan xatooyada iyo lunsashada xoolaha dadweynaha, wuxuuna xarigooda qeyb ka yahay dagaalka ay dowla dda kula jirto musuq-maasuqa.
Ciidamada ammaanka ayaa sidoo kale weli ku raadjooga shaqsiyaad kale oo ka tir san sha bakadaan ay qeybta ka ahaayeen saraakiis han u xiran dowladda, kuwaasi oo iyaguna la horg eyn doono cadaaladda.
Labo Shabaab Ah Oo Lagu Qabtay Howl gal Laga Sameeyay Magaalada Muqd isho
Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howl gal culus oo Habeen hore ciidamadda amaa nka ay ka sameeyeen xaafado kamid ah degm ooyinka Hodan iyo Howlwadaag ee bartamaha magaalada Muqdisho, iyadoo howlgalkan lagu soo qabtay dhalinyaro kala duwan.
Ciidamada booliiska, nabad sugida iyo boolii ska sida milatariga u tababaran ayaa wadajir howlgalkan u fuliyay, iyagoo guda ha u galayay xaafadaha degmooyink aasi, waxey sidoo kale baarayeen gawaarida iyo dadka isticmaalayay wadooyinka baaristu ka socotay.
Saraakiisha howlgalkan hormuudka u ahaa ayaa warbaahinta gudaha u sheegay iney gaca nta kusoo dhigeen boqolaal dhall inyaro ah oo la tuhmay, waxaana baarit aano dheer kaddib la sii daayay dhallinayar adii la qab qabqay marka laga reebo labo nin oo lagu tuhmayo in Al Shab aab katirsan yihiin.
Sida wararku tilmaamayaan, laamaha ama anka ayaa gacanta kusoo dhigay waxyaabaha maanka dooriya sida xashiish iyo calaq , waxa ayna ciidamada qabteen shan qof oo la sheegay in waxyaabahaasi maanka-dooriya ay iibinayeen sidoo kale isticmaalayeen.
Si kastaba, Howlgalkan ayaa fure u noqon aya howlgalo is-daba jog ah oo laam aha ama anka ay ka fulinayaan maalmaha soo socda ca asimadda, iyadoo ujeedku ya hay sidii looga hortagi lahaa falalka amni daro ee Shabaab ka geysan karaan xarun ta dalka ee Muqdisho.
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMSII 18-KA MAY 2023-KA
..