HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 16-KA MAY 2023-KA

0
Tuesday May 16, 2023 - 08:54:40 in Wararka by
  • Visits: 504
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAIYL NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 16-KA MAY 2023-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Xasan oo shaaciyay in dowladda ‘ay qaad aneyso toban kun oo shaqaale’

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soo maaliya Mudane Xasan Sheekh Maxa muud ayaa Shalay ku dhawaaqay in dowla ddiisa ay qaadan doo nta toban kun (10,000) oo shaqaale rayid ah, kahor inta uusan dhamaan sanad kaan.

Madaxweynaha oo magaal ada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabad ay soo qaban qaa bisay was aaradda dhallinyarada iyo cayaaraha oo lagu xusayay maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May, ayuu ka shaaciyay in dowl addiisa ay shaqaale cusub qaadan doonto.

"Dowladda mashruuc ayey waddaa oo shaqo ab uurka dhallinyarada la yiraahdo, sanadka inta uusan dhammaan ayey bilaabanayaan. Do wladda 10 kun oo shaqo in ay abuurto ayaa u dagsan, Wasaaradda shaqada iyo dhalliny arada ayey la kaashaneysaa,” ayuu yiri Madax weyne Xasan Sheekh.

Xasan ayaa sidoo kale waxa uu ka dhawaa jiyay in mushkiladda ay hadda wajahayaan dhal linyarada ay tahay xirfad yari heyso, isaga oo ugu baaqay dhal linyarada Soomaaliyeed inay la yimaadaan xirfad, oo ay xoogga saaran.

"Mushkiladda na haystaa waxa ay tahay dhal lin yaradeena in badan oo ka mid ah ma shaq aaleesmi karaan, haddii shaqadii la abuuro xi taa ma shaqaal eesmi karaan, xirfadda aan baranno, oo xirfadda midda dhibka badan waa midda dadka dhisaya aan baranno,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyntiina wa xa uu ku booriyey dhallinyarada Soomaaliyeed inay mide eyaan cududooda, codkooda iyo tal adooda si ay do or muhiim ah uga qaatan isbed elka dalka ee xor eynta, la-dagaalka musuq-maasuqa, hirgelinta nida amka xisbiyada badan iyo dhameystirka dastuurka dalka, iyaga oo soo bandhigaya siyaasad ay ku cad dahay qorsha ha fog ee dhallinyarada Soomaaliyeed.

"Markii bulsho la hoggaaminayo heer kasta ay ta hay waa siyaasad, siyaasadna la isma si iyo dhall inyaro, mana ku soo raadsaneyso mas ’uuliyaddu ama xilka, sida xirfadaha kale ku soo raadsanayaan. sidaas darteed siyaasadda waa inaad doonataan, si aad u raadsataanna waa inaad abuubulan tihiin oo aad leedihiin hoggaan iyo nidaam aad ku wada sha qeysaan si aad u xaqiijisaan waxa aad rabtiin, mar kaas cid idin hor istaagi karto ma jirto.”

Dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa la gu qiyaaso in ay bulshada ka yihiin 75%, hadd ana wax ay wajahayaan shaqo la’aan baahsan, iyada oo dow ladda federaalka Soomaaliya ay san qaadan shaq aalo rayid shantii sano ee la soo dhaafay.

Xaadoole oo weerar culus ku qaaday Guud laawe, dalab u diray Xasan Sheekh

Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo kamid ah xildhib aanada Golaha Shacabka ayaa weerar culus ku qaaday Madaxweynaha Dowlad-gob oleedka HirShabelle Cali Cabd ullaahi Xuseen Guudlaawe, oo uu ku eedeeyay inuu indhaha ka fiirsa nayo dagaal beeleed ka taagan qeybo kamid ah ma amulkaas "Cali Guudlaawe Galmaax ma rabyo, in dhigooda daato, dhulkooda la qaato oo dhax dooda isdilaan ay uu rabaa, laakiin Shalay wax aan u sheegayaa Gal maax Shalay kadib kuma rabo anaana xildhibaan u ah, dhaqaalaha iska guro, marka ay dadkaada [kuwa kugu jufada ho ose ah] isdilaan u gurmo kuwaanna ka aamus waa arrin aan la isaga hari doonin waa boog kugu taallo,” ayuu yiri.

Xaadoole ayaa waxa uu sheegay in Cali Gu udl aawe uu isku soo koobay maamulka Hir Shabelle, uuna ku fashilmay isku wadka dadka, "Meeshaas ma amul kama jiro nin hunguri doon ah ayaa jooga oo aan kala jeclayn dhibaatada deegaanka ka jirta.”

"Guddoomiyaha degmada iyo kan gobolka hadda la hadasho waxay ku leeyihiin baabuurka shidaal ku ma shuban karo, oo ma hayo wax aan wax ku qabto, dadkaas ayaa loo baahan ya hay inay wax qabtaan. Shalay haddii hal dollar la rabo Cali Guudlaawe uu la hadlaa, waxaana wax iska indho tirayo waaye oo waxba laga sugi maayo.”

Sidoo kale waxa uu ku eedeeyay qaar kamid ah wasiiradda maamulka HirShabeelle inay qeyb ka yihiin dagaal beeleedyada ka taa gan maamu lkaasi, wallow uusan si gaar ah u xusin, isaga oo dalbaday in aan lagu haleyn ma s’uuliyiinta maam ulkaasi oo ugu sareeyo ma daxweyne Cali Guudla awe.

"Dad mas’uul sheeganayo in aan hebel dha ho ma rabo ee aan la fadhisitay oo dhahay waa in sharc iga la horkeeno dadka falka geystay in sharciga la horkeeno oo lasoo qabto, marka ku kala tagnay mee sha waxa uu sameeyay, Xas an Gaab oo dhan ayaa magaalada laga waay ay, in ka carar camal meesha uu dhahay ayaa u qaadanay,” ayuu yiri.

Xildhibaan Xaadoole ayaa ugu dambeyntiina wux uu ugu baaqay madaxda sare ee dowladda federa alka Soomaaliya inay sida ugu dhaqsaha badan soo fara-geliyaan waxa ka socda maamu lka HirSh abeelle, si nabad loogu soo dabaalo beelaha ku dagaalamaya halkaasi.

INTERPOL oo Muqdisho kasoo dejisay eedeysane u baxsaday dal kale

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaa cisay in eedeysane Dable Boolis, Zakariye Cali Axmed Cosobow oo ku eedeysan inuu geystay dil bareer ah Shalay laga soo dejiyay magaa lada Muqdisho.

Ninkan ayaa waxa laga soo qabtay dalka Koonfurta Sudan, waxaana diyaarad sidda eed eysanahan ay kasoo degtay garoonka diyaara daha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, sida uu shaaciyay Taliska Booliska Soomaa liyeed.

Garoonka ayaa wax aa xilligaas ku sug naa ehelada Marxuumka, sar aakiil ka tirsan Booli ska Soo maaliyeed iyo Boo liska Caa lamiga ah ee Interpol iyo masuuliyiin kale.

"Diyaarad sidda eedeysane Dable Boliis. Za kariye Cali Axmed Cosobow, oo ku eedeysan in uu 28/July /2022, Degmada Dayniile gaar ah aan Waaxda Kor damac ugu geystay dil bareer ah Marxuum Ex- Xi digle Boliis Cali Xasan Siy aad (Cali Tareen) oo ka tirsanaa Ciidanka Bol iiska Soomaaliyeed, ayaa dha waan soo caga dhigtay Garoonka Diyaarada Caal amiga ah ee Aadan Cadde,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Taliska Booliska Soomaaliyeed.

Soo qabashada eedeysanahan ayaa waxaa ka wada shaqeeyay Taliska Booliska Soomaal iyeed iyo Booliska Caalamiga ah ee Interpol, ta asi oo lagu tilmaamay inay caddeyn u tahay in cidna aanay ka dhuuman karin awoodda sharc iga."Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ay aa Xeerilaalinta Ciidamada ka eedeeyay eedey sane Zakariye Cali, Iskaashi dhex maray Bolii ska Soomaaliyeed iyo Boliiska Caalamiga ah ee (Interpol) ayaa fududeysay in eedeysanahaan laga soo qabto dalka Koofurta Sudan.”

Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa 10-kii bisha an shaaciyay in uu dhawaan soo bandhigi doono eedeysanayaal dambiyo dalka ku galay, kuwaasi oo ka maqan. Tallaabadan ayaa waxay qeyb ka tahay sidii cadaalad loogu qaado, sida ay qabaan shuruu cda iyo qawaaniinta dalka u yaala.

"Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa dha waan soo bandhigidoona eedeysanayaal damb iyo dalka ku galay si cadaalad loogu qaado sida ay qabaan Shuru ucda iyo Qawaaniinta dalka u yaala.”

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xil ligaan wa xa uu xubin buuxda ka yahay Boo liska caalamka ee Interpol, taas oo qeyb libaax ka qaadatay la-dag aalanka dambiyada xaduud aha ka gudba iyo kuwa caalamiga ah.

ERDOGAN: WAXAAN GAARI DOONA GUUL TAARIIKHI AH DOORASHADA WAREEGA LABAAD

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in natiijada wareeggii hore ee door ashada Turkiga ay u muujineyso inuu ku guuleysan karo wareegga ugu dambe eya ee loo ballansan yahay 28-ka bishan, sida uu ku shee gay bayaan uu soo saaray.

Waxa uu sheegay in ku guuleysiga aqlabiy adda Baar lamaanka ee xisbigiisa ay u xaqii jisay in shacb iga Turkigu uu ku kalsoon yahay, islamarkaana ay aay ahooda ka arkeen isaga iyo xisbigiisa.

"Waxaan kusoo bixi doonnaa doorashada 28-ka May innagoo kordhinayna codadkii aan hel nay 14-kii May, waxaana rajaynaynaa inaan gaarno guul taar iikhi ah,” ayuu ku yiri bayaan uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

Waxa uu intaas sii raaciyay "Anigoo ah siya asiga aan rabitaanka ummadda mooyaane aan wax kale aqoon, kana leexan dariiqii ummaddu ay dejisay, waxaan ixtiraamaya natiijada kasoo baxday sandu uqa codbixinta.”

Erdogan ayaa helay doorashadii Axaddii in ka bad an 27 milyan oo cod oo u dhiganta 49. 51% codadkii la dhiibtay, waxaana uu musha rraxa kusoo xiga ee Kemal Kilicdaroglu uu ka sarreeyaa 2.5 milyan oo cod.

Doorashada ku-celiska, oo ah tii ugu horre ysay taa riikhda Turkey, ayaa la qorsheeyey in ay dhacdo 28-ka May. Waxaa hoos u dhacay qii maha lacagta Lira ee marka loo eego Dollar-ka iyo Euro, kadib markii maal-gashtayaasha Reer Galbeedka ay ka niyad-jabeen natiijada ayada oo ay u muuqato in Erdogan dib loo soo dooran doono


Xasan oo sheegay in dalka ay ka jirto dhibaato lamid ah tii ay ka xoreeyeen halgameyaashii SYL

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh.Maxamuud ay aa munaasabadda xuska aas-aaskii Dalladda Dhal linyarada Soomaaliyeed awgeed waxa uu Shalay ubax-dhigay tallada halgameyaashii SYL oo 80-sano ay ka soo wareegtay markii ay aas-aaseen dalladan xornimada u horseedday dadka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa tilma amay in dalkeenna ay hay sato caqabad la mid ah tan ay ka xoree yeen halgamey aashii SYL, taasi oo ah arga gixisada kusoo duushay nolosha iyo dowladn imada dadka Soomaaliyeed.

Waxa uuna madaxweynuhu bogaadiyey dhall inyara da ku biiray ciidamada qalabka sida ee Soo maaliy eed, si ay dalka uga dulqaadaan Khawaa rijta.

"Dhallinyaradii SYL haddii ay ku guulaysteen in dadka Soomaaliyeed ay ka dulqaadaan heery ada gu meystaha, hormuudna u noqdaan dhaq dhaaaqyadii xoraynta dalalka Afrika, Shalay wax aa dhallinyara de enna Soomaaliyeed dul taagan xujo adag oo ah inay dalkooda ka xoreystaan Kha waarijta xasuuqday dad keenna, nolosha iyo dow ladnimadana u diiday dalk eenna,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu sheegay in dowladdu ay muhiimadda siinayso dhallinyarada Soomaali yeed, iyada oo kor loo qaaday doorkooda hoggaa mineed iyo shaqo-u-abuurka.

"Dhalinyarada magaalada joogta ayaa umal eysa inay weli meelaha qaarkood go’aan ka gaa rin, Khawaa rijta magaalada ayay ku dhex noosh ahay, dad Khaw aarij ah oo ay yaqaanan oo mag aalada ku nool ayay ogyihiin oo aysan sheegin, waa cabsanayaan ama waa qaraabadiisa dart eed,” ayuu yiri madaxweynaha oo ku boorinaya dhalinyarada inay xoojiyaan dagaa lka ka dhanka Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa ugu dambeyntiina waxa uu dhalinyarada ku bogaadiyey sida ay qeybta uga qaad anayaan xaqiijinta Soomaali Heshiis ah, Dunidana Heshiis la ah, "Riyada ma dhimato.

Si kastaba, Sanad walba Shalay oo kale ayaa w axaa la xusaa maalinta dhallinyarada Soomaaliy eed, oo ku beegan aas-aaska ururkii gobanima do onka ee SYL, kaasi oo dhidibada loo taagay 15-kii May, 1943, oo aas-aastay dhallinyaro Soomaali yeed.

Taliye cusub oo loo magacaabay howlgalka cii danka ATMIS oo Muqdisho gaaray

Taliyaha cusub ee ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa gaaray Muq disho si uu ula war eego sha qadiisa. Waxa uu bedelay Lt. Gen. Dio mede Ndeg eya oo u dhashay Burundi oo dhame ystay socda alk iisa shaqo dabayaaqadii sanad kii hore. Lt. Gen. Okiding, ay aa sheeg ay in muhi imadiisa ugu weyn ay tahay sidii si habsami leh lo ogu wareejin lahaa mas' uul iyadda amniga ee cii damada qalabka sida ee Soo maaliyeed (SSF) iyadoo la xoojinayo guulaha la gaaray. "Waxa ugu muhiimsan waa in la taageero cii damada amniga Soomaaliya si waafaqsan howl galka ATMIS, Qorshaha Kala-guurka ee Soomaal iya iyo Qaraarka Golaha Ammaanka ee QM (UNSCR) 2628 iyo 2670," ayuu yiri Taliyaha cusub ee ATMIS. Lt. Gen. Okiding ayaa ballan qaaday in uu si dhow ula shaqeyn doono dhammaan dhina cyada ay khuseyso si loo dhaqan geliyo waajib aadka Howlgalka ee ah xaqiijinta habsami u ware ejinta mas'uuliyadda amni ga ee lagu wareejinayo Ciidamada Ammaanka Soo maaliya. Lt. Gen. Ok iding, oo kuma cusba Soomaal iya waxaa uu hor ey u soo noqday taliyaha ciidamada Uganda ee Soomaaliya jooga intii u dhaxaysay Nov ember 2015 ilaa January 2017. Ka hor inta aan loo mag acaabin Taliyaha Ciidanka ATMIS, Lt. Gen. Oki di ng waxa uu ahaa T/ xigeenka C/Dhulka ee UPDF.

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo Shalay kala saxiixday heshiisyo muhiim ah

Kulan heerkiisu sareeyo ayaa Shalay ku dhex maray magaalada Nairobi ee dalka Kenya wasiir adda arrimaha Dibadda, Gaa shaandhiga iyo Amn iga ee da lalka Soomaaliya iyo Kenya, kaasoo loo ga hadlay arrimo badan oo quseeya labada dowladood.

Kulanka ayaa labada dhin ac waxay kaga had leen arrimo ay ka mid yihiin fur ista xaduuda lab ada dal, fududeynta isku socodka duulimaadyada, ganacsiga iyo iskaashiga amniga Wasiirka amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Axm ed Sheekh Cali Dood ishe ayaa sheegay in dowladda Kenya ay Shalay la gaareen heshiis la taaban karo.

"Waxaan ku heshiinay in muddo 90-cisho gud ho od ah lagu furo baraha xuduudaha Beled Xaa wo, Ma ndheera, Dhoobleey-Libooyai, Raas Kaam booni iyo Kiunga” ayuu yiri wasiirka amniga gud aha Maxamed Axmed Sheekh Cali Doodishe.

Waxaa sidoo kale masuuliyiinta labada dowla do od ay ka wada hadleen dalku galka Kenya in loo sa hlo shacabka Soomaaliyeed, taasi oo ay si weyn ugu dhib qabaan muwaadiniinta Soomaal iyeed.

"Waxaa aan ku heshiinay in culayska ka jira helitaanka dal-ku-galka (Visa) in lagu fududeeyo mud do 30 maalmood gudahood ah” ayuu yiri wasiir Doodishe.

Dowladda Kenya ayaa xaduud beenaadka ay la wadaagto Soomaaliya xiratay sanadkii 2011,kii, ka dib weeraro kooxda Al-shabaab ka geysatay guda ha dalka Kenya. "Laga billaabo Shalay, waxaan go’aan sannay in xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya hab dhowr waji ah loogu furi doono muddo 90 maal mood gudahood, marinka ugu hor eeya waxaa lagu furaya 30 maalmood gudahood" ayuu yiri wasiirka arr imaha gudaha dalka Kenya Kithure Kindiki. Heshiiskaan Shalay dhexmaray la bada dhinac ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya ay aa imaanaya, iya doo uu soo hagaagayay mudoo yinkii dambe xiriirka labada dowladood sanadahii lasoo dhaafay aad u xumaa.

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay ururka Maaliyadda Afrika

Ururka Maaliyadda Afrika, oo ah shirkad bixisa xallinta kaabayaasha qaaradda, ayaa sheegtay inay Soomaaliya kamid noqotay xubnaheeda, iya doo ku biirtay Benin, Botswana iyo Congo oo xub in cusub ka noqday shirkadan.

Ururka Maaliyadda Afrika (AFC), wuxuu sheeg ay in ku biirista xubinimada Botswana iyo Sooma aliya ay horumariso waajibaadka AFC iyada oo sii naya dhawrsanaan iyo xasaanad diblomaa siyadeed si waa faqsan maqaamka dhi nacyada badan leh ee ururka.

"Waxay awood u sii naysaa AFC inay aba abu sho raasamaal caalami ah si ay ugala shaqeyso maali yadda gudaha si loo helo kaabayaal waara oo la taab an karo iyo horumarinta warshadaha ee dal alka xub naha ka ah. AFC waxay hadda ku na alo onaysaa taa geera da xubnaha saddex-mee lood meel ee dalalka Afrika, oo leh wadar ahaan 40 xubnood oo madax-bannaan,” ayaa lagu yiri ba yan ururka kasoo baxay.

Dr. Cilmi M. Nuur, Wasiirka Maaliyadda Soom aaliya, ayaa yiri: "Iyadoo ay Soomaaliya sii waddo dib-u-dhiska iyo koboca, xubinnimadeena Ururka Maaliy adda Afrika waxa ay door muhiim ah ka qa adan doonaa sidii loo heli lahaa taageerada dhaq aale ee loo baahan yahay si loo horumariyo qaran keena.”ayuu yiri wasiirku. Ururka Maaliyadda Afri ka waa Hay'ad Maaliyadeed oo horumarineed oo dhinacyo badan leh oo Afrikaan ah oo la aasaasay 2007-dii. Waxaa sameeyay dawlado madax-bann aan oo Afri kaan ah si ay u bixiso xalal dhab ah oo ku saabsan horumarinta kaabayaasha Afrika iyo jawiga shaqada ee adag.

Xisbiga Waddani: 32 sannadood hagrasho iyo hoggaan xumo ayaa dhacday

Xisbiga Waddani ayaa Madax weynaha Somal iland Muuse Biixi Cabdi, ku eedee yay in uu Somal iland u horseeday dib u dhac.

Xogeeyaha Cadaalada Ee Xisb iga Waddani Yoonis Axmed Yoonis, oo warba ahinta Hargaysa kula hadlay, ayaa sheegay in mud ada 30 ka sanno ka ba dan ee ay Somaliland jirtay aan la gaadhin horumar u dhigma.

"32 sannadood hagrasho iyo hoggaan xumo ayaa dhacday, oo dadka reer Somaliland hoggaamiy ayaa shoodii soo maray iyada oo aan la dhaliilayn halkii la doo nayay wali may gaadhsiin, ha ugu darnaado hog gaamiyaha Shalay jooga" ayuu yidhi Yoonis.

Waxa uu sheegay in lixda sanno ee uu madaxw eyne Biixi talinayay uu Somaliland u horseeday dib u dhac "Wuxuu yimid dalka oo mida wadajira oo lixda gobolba ay Somaliland gacanta ku hayso, gacantiisa ayuu ka saaray waana qorshe xuma diisa".

Waxa kale oo uu madaxweynaha ku eedeeyay in uu umada ku dhaqay qabyaalad, eex, kalaqa ybin iyo kalidiitalisnimo, ku xad gudub sharci iyo ku tumasho xuquuq aadame.

"Dad shacab ah oo 24 qof gaadhaya oo mudo har aad salmi ah samaynayay ayaa gacantiisa ku ma qan, oo uu ku dilay Hargaysa, Burco, Ceerig aabo iyo Laascaanood" ayuu yidhi Yoonis.Waxa uu sheegay in uu madaxweynuhu ka leex day tub tii doorashada, taasi oo muujinaysa macanga gn imo iyo in uu rabo in uu umada isku dhufto oo uu nabadgalyada waxyeeleeyo.


Safaarada Soomaaliya ee dalka Suudaan oo ciidamo hubeysan bililiqeysteen

Wararka ka imaanaya magaalada Khartuum ee Caasimadda dalka Suudaan ayaa sheegaya in Safa arada Soomaaliya ay ku leedahay dalkaas iney gud aha u galeen ciidamo hubeysan oo bili iqo ka gey stay. Qaar ka mid ah Warbaahinta dal ka Suudaan ayaa baahiyay in ciidamada hubeys an ay gudaha u galeen dhismaha xarunta Safaar ada Soomaaliya ee dalka suudaan oo ka kooban sadax dabaq, islamarka ana ciidanka hubeysan ay qaateen dhamaan qalabkii dhexyaalay xarunta Safaaradda.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Suudaan Maxamed Sheekh Isxaaq oo la hadlay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in dad daris la ah safaaradda ay u xaqiijiyeen warka la xariira in cii damo hubeysan ay galeen dhismaha Safaar ada ay na bililiqeysteen qalabkii dhexyaalay xaru nta Safaa rada Soomaaliya ee wadanka Suudaan.

"Waxaa naloo sheegay inay jab iyeen albaabka ho re iyo kan da mbe ee safaaradda. Sidoo kalena ay gal een dabaqii hoose oo ay ku yaalleen xafii syo iyo maktabad yar. Laakiin aysan la kulmin wax ay qaat aan" ayuu yiri Safiirka Soomaaliya ee dal ka Suudaan Maxamed Sheekh Isxaaq.

Danjire Maxamed Sheekh Isxa aq ayaa si doo kale sheegay in ko oxda ay meesha ka waa yeen waxyaabahii ay doonayeen oo ka mid ahaa sida uu sheegay Danjir aha lacag, dahab iyo qalab kale oo muhiim ah.

"Waxay keliya qaateen gaari safaaradda horkee da ku baakinnaa oo ay dad kale lahaayeen, Ma ay san gelin qeybtii kore oo xafiiskeyga ah" ayuu inta as raa ciyay Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq.

Goobta ay ku taala Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Khartuum waxaa ku yaala Safaarado ay ka mid yihiin kuwa dalalka Kenya, Jabuuti, Zim bab we, Algeria, Libya iyo Eritrea, waana meel u dhow garoonka la isku heysto ee dagaalka uu ka socday.

"Waan cambaareynaa in xarun xasaanadeeda leh la weeraro. Qofkii u bareero waa qof kusoo xa dgudbay, waana mid khaanuunka baal marsan in la galo laguna xadgudbo" Ayuu yiri hadalkiisa sii raaci yay Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq.

Doorashada madaxtinimada Turkiga oo u mu uqata inay u gudbi doonto wareeg labaad

Doorashada Madaxtinimada Turkiga ee sida adag loogu tartamayo, ayaa u muuqata inay u gu dbi do onto wareeg labaad ka dib markii Madaxw eyne Erd ogan uu ku guul daraystay inuu 50% he lo codadkii la dhiibtay.

Iyadoo la tiriyay 97.95% cod adkii la dhiibtay, waka aladda wararka ee Anadolu ee ay dowladdu maa musho ayaa sheegtay in Erdo gan uu helay 49.34% codadkii la dhiibtay, halka uu 44. 99% he lay mu sharraxa ugu weyn ee Kemal Kilic daroglu – taasoo la mic no ah in midkoodna uusan sheegan karin guul toos ah.

Kilicdaroglu ayaa soo dhaweeyay rajada laga qabo in la qabto doorashada ku celiska ah ee la qab an doono 28-ka may, wuxuuna sheegay in xis bigiisu uu guulaysan doono. "Haddii qarankeen nu yiraahdo wareegga labaad, si farxad leh ayaan u aqbalnay. Waxaan gabi aha anba ku guuleysan doonaa doorashadan. Qof kastaa wuu arki doo naa taas, "ayuu yidhi, Kemal Kilicda roglu.

Hoggaamiyaha dalka Turkiga Erdogan, ayaa la ku lmay caqabado dabaylo dhaqaale iyo dhalee ceyn ku aaddan saameynta ka dhashay dhulgarii rkii ba'naa ee 6-dii Febraayo ku dhuftay dalka Turkiga.

Markii ugu horeysay, mucaaradka Turkiga ay aa ku bahoobay hal musharrax, Kilicdaroglu, oo ku mat alaya isbaheysiga doorashada ee lix xisbi oo muc aarad ah.

Dhinaca kale, haddii uu ku guulaystay madax wey ne Erdogan doorashada madaxweyn aha dalkaas, waxaa u buux sami doonta 20 sano oo uu xukunka hayo.

Doorashada ayaa ugu dambeyntii go'aan ka gaari doonta masiirka xulafada muhiimka ah ee NATO iyo dallaalka awoodda gobolka xilli duulaan ka Ruushka ee Ukraine uu inta badan adduunka geliyey hubaal la'aan.

DF Somalia iyo Jubbaland oo shir kale ka yeeshay arrinta GEDO

Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbal and, Md.Maxamuud Sayid Aadan oo haatan ku su gan magaalada Nairiobi ee caasimada dalka Ke nya ayaa halkaas kula kulmay wasiirka amniga gudaha Soo maaliya, Axmed Sheekh Doo dishe.

Kulankan oo daba socday wadahadal ay horay u yeesheen labadan mas’uul ayaa waxaa sidoo ka le goobjoog ahaa wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Jubbaland.

Wararka ayaa sheegaya in labada dhinac ay kula nkooda diiradda ku saareen sidii xal loogu heli lahaa arrimaha Gedo, maadaama ay mar kale xiisadda dib usoo laba kacleysay.

Sidoo kale waxaa kulankan looga hadlay sidii deg mo oyinka gobolka Gedo loo gaa rsiin lahaa adee gyada ay bul shada u baahan tahay, si meesha looga saaro wada shaqeynta la’aanta.

Waxa kale oo ay madaxdu isla soo qaaday in loo baahan yahay in si wadajir loogu diyaar garo obo waj iga labaad ee dagaalka Al-Shabaab oo ka bilaab anaya deegaanada Jubbaland.

Arrimahan ayaa kusoo aadayo, ayada dhow aan ay dib usoo laba kacleysay xiisadda Gedo, kadib ma rkii ay gobolkaasi tageen Senator Cabd ullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wasiirkii hore ee amn iga Jubbaland, Cabdirashiid Janan oo dha qdhaqaaq ka bilaabay gobolkaasi.Jubbaland ayaa dhankeeda ka hortimid dhaq-dhaqaaqaasi, gaar ahaan in ciid amo Macawiisley ah xilligan lagu dhi so gobolka Ge do oo weli ka maqan gacanteeda.

Kenya oo dib u furaysa 3 goobood oo xud duu daha Soomaaliya ka tirsan oo ay ku xirt ay weerarada Al-Shabaab

Saddex goobood oo ah xuduudka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya oo xirnaa muddo ku dhow 12 sa no, ayaa lagu wadaa in bishan dib loo furo, sida ay sheegtay dowladda Kenya.

Saddexda goobood oo kala ah, Bulahawa oo ka tirsan degmada Mandheera, Lib oi- oo ka tirsan degmada Gaarisa, iyo Kiunga-Dares alam oo ka tirsan gobolka Lamu-ayaa la xiray sann adkii 2011-kii, xilligaasoo ay socdeen duullaanno iyo weerarro ay soo maleegeen kooxda Al-Shabaab.

Wasiirka arrimaha gudaha Kenya Kithure Kin diki ayaa lagu wadaa in uu Shalay oo isniin ah kulan la qaato dhiggiisa Soomaaliya, Maxamed Sheekh Dood ishe si ay uga wada hadlaan qorshaha dib loogu fur ayo saddexda goobood ee xuduudaha.

Kulanka ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb geli do ona wasiirka difaaca Kenya Aadan Barre Ducaale, iyo wasiika arrimaha Dibadda Kenya Alfred Mutua, iyo dhiggiisa Soomaaliya. Arrintan ayaa timid ka dib markii todobaadkii hore laga daahfuray M/Mandh eera mashruuca xuduudka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya.

Intii ay socotay daahfurka, mas’uuliyiintu waxay ballan-qaadeen in ay iska kaashan doonaan, waxna ka qaban doonaan arrimaha nabad-gelyada ee go bolka. Mas’uuliyiinta labada dal ayaa ka wada hadli doona sidii wax looga qaban lahaa khataraha guud ee amniga, maamulka xuduudaha, kaabayaasha dhaqaalaha, iyo fududeynta ganacsiga.

Kindiki ayaa sheegay in kulanka sidoo kale diirad da lagu saari doono tallaabooyinka lagama maarma anka u ah xaqiijinta amniga ka hor inta aan dib loo furin xuduudaha.

Shantii sano ee la soo dhaafay, Waqooyi Bari Ken ya waxaa ka dhacay weeraro xiriir ah oo ay geysteen dagaalyahannada Al-Shabaab.

Weerarkii ugu khasaaraha badnaa, kooxda xagjirka ah ee Islaamiyiinta ayaa ku dhawaad 150 qof ku dilay jaamacadda Gaarisa sanadkii 2015-kii

Maxkamadda G/Banaadir Oo Loo Gudbiy Ay Shirkad Ajnabi Ah Oo Loo Haysto Kiis Xasaasi Ah

X afiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay shirk ad ajnabi ah oo lagu eedeeyay lacag dhaqid iyo canshuur la baxsasho, sida lagu shaaciyay qoraal Shalayeyd kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha.

Shirkadan oo lagu magacaaba Aumotaivte Ma nagementa Service, ayaa waxa uu sheegay Xafii ska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka inuu baaris ku sameeyay shir kaddan iyo maareeyah eeda xaf iiska Soomaaliya, kadib markii ay soo gaar tay warbixin denbi oo la xiriirta shirkadda.

"Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxa uu Maxkamadda Gobolka Banaadir u gudbi yay si waafaqsan qodobka 71-aad ee XHCS eed lid ku ah shirkadda Aumotaivte Management Ser vice iyo Ma areeyaheeda Xafiiska Soomaaliya oo shirkad ajnabi ah kuna eedaysan xad-gudubka xeerka shirkadaha ee dalka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo bax ay Xafiiska Xeer Ilaaliya ha Guud.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sidoo kale waxa uu Maxkamadda gobolka Banaa dir ka codsaday in lasoo muddeeyo dhageysiga dacwad ooda, si loo guda-galo maxkamadaynta.

War-saxaafadeedka kasoo baxay Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa waxaa kale oo lagu boga adiyay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee sida joogt ada ah ula soo wadaaga xafiiska warbixinada denbiyada, si tall aabo sharci ah looga qaado.

Xafiiska ayaa ugu dambeyntiina waxa uu ka digay dhamaan shirkaddaha ajaaniibta ah ee dal ka ka howl-galaya een u hogaansamin xeerarka dalka.

BIL KADIB DAGAALKA SUDAN OO AAN XAL LAGA GAARIN (WARBIXIN)

Bil ka hor, dagaal ayaa ka qarxay dalka Suud aan,iyadoo dagaalkana uu u dhe xeeyo labada kooxood ee ugu waaweyn ee hubeysan ee dalkaas ee Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan (SAF) iyo kuwa Rapid Support Forces (RSF), kuw aasoo doonaya mid walba inuu xukumo dalkaas.

Deganaanshaha Sabtidii, Abriil 15 waxaa burb uriyay dhawaqa madaafiicda iyadoo dadka ku nool caasimadda Khartoum ay fariisteen qolalka ay deggan yihiin, iyagoo aan hubin in rasaastu joogsan doonto iyo xitaa waxa ay dhab ahaantii maqlayeen.

Isla maalintaas, dadku waxay soo sheegeen in diyaarado dagaal ay dushooda ka guuxayeen markii ay ciidamadu bilaabeen weerarro xagga cirka ah, kuwaas oo loo malaynayo inay ku garaaceen ciidammada RSF-ta oo xerahoodu ku dhex lahaa xaafado la deggan yahay.

Indhaha caalamka ayaa u soo jeestay Suudaan iyadoo dagaalku uu weli ka socdo magaalada Khartoum iyo magaalooyin kale oo ay ku jirto Merowe oo ah magaalo ku taal waqooyi oo ku taal jidka loo maro xuduudka Waadi Halfa ee Mas ar taasoo leh godad dahab ah oo waaweyn iyo garoon diyaaradeed, iyo sidoo ka le kayd muhiim ah ee biyaha webiga Niil.

Sheekada oo si aan caadi ahayn u dhacday ayaa waxaa soo baxay war sheeg aya in garoonka Meroowe ay ku sugnaayeen ciidamo Masaari ah kuwaasoo ay qabteen ciidamada RSF-ta balse si degdeg ah u sheegay in la sii deynayo.

Iyagoo iska dhega tiraya baaqyada caalamiga ah ee xabbad joojinta, labada jeneraal ee madax ka ah SAF, General Abdel Fattah al-Burhan, iyo RSF, General Mohamed Hamdan "Hemedti” Dagalo, waxay ogolaadeen in muddo gaaban oo saddex saacadood ah la joojiyo dagaalka, Abriil 16 si loogu oggolaado dadka ku xayiran dugsiyada, xafiisyada, dukaamada, iyo garoonka diyaaradaha ee Khart oum si ay ugu noqdaan guryahoodii.

Beesha Caalamku waxay bilaabeen inay dejiyaan qorshayaal ay ku daad gur eynayaan muwaadiniintooda, dadka reer Suudaan waxay bilaabeen inay isku day aan inay ka baxaan si kasta oo ay awoodaan.

Sacuudi Carabiya iyo Urdun ayaa bilaabay in muwaadiniintooda iyo kuwa kale ay markab uga soo daad gureeyaan Port Sudan, oo ku taal badda cas ee bariga Suudaan.

Garoonka diyaaradaha ee Khartoum ayaa la xiray, maadaama ay ahayd goob tii ay labada dhinac ku dagaalameen, sidaas darteed qoysasku waxay ku qasabt ay inay bixiyaan lacago badan si ay u gaaraan

Port Sudan, Masar, Ethiopia iyo Chad. Port Sudan waxay noqotay xudunta dadka u baahan magan-gelyo.

Markii ay shisheeyaha baxeen, dadka Suudaan oo aan baxsan karin waxay la kulmeen xaalad bini’aadantinimo oo sii xumaanaysa oo ay u dheer tahay khatarta duqeymaha maalinlaha ah.

Kuwa ku nool meel u dhow xudduudda Chad waxay bilaabeen safarro dheer oo lug ah si ay isugu dayaan inay ka baxsadaan rabshadaha.

Bilowgii iskahorimaadka, dadka rayidka ah ee ku nool magaalooyinka ayaa is caawinayey, oo dawooyin iyo cunto siin jiray dadka aan guryahooda ka bixi karin maadaama sahaydu gabaabsi tahay.

Bishii Abriil 20keedii, waxaa qeylo dhaan kiciyay Golaha Dhexe ee Dhakha atiirta Suudaan (CCSD), kaas oo sheegay in 39 ka mid ah 59 isbitaal ee ku yaal Khartoum iyo gobollada ku dhow aysan shaqeyneyn.

Laakiin dhakhaatiirtu waxa ay ku adkaysteen inay daweeyaan qof kasta oo alb aabkooda soo gala, iyadoo haween ay carruur ku umuleen isbitaalada, halka bo qolaal ruux oo dhaawac qaba ay gaareen isbitaalada.

Xabad joojin dhowr ah ayaa lagu dhawaaqay kuwaasoo burburay iyadoo laba da Jeneraal ay weli ku xayiran yihiin dagaal ay ku doonayaan inay dalka ku maamulaan.

May 5, iyadoo dhimashadu kor u dhaaftay 700 oo qof, labada dhinac waxay ku dhawaaqeen inay aqbaleen martiqaad ay Sucuudiga iyo Maraykanku u fidiyeen si ay uga qaybgalaan wadahadallada ka dhacaya magaalada Jeddah ee ku taal ba dda cas ee Sucuudiga 6-da May.

May 12, ayaa lagu dhawaaqay in labada dhinac ay ku heshiiyeen in gargaar ka la gaarsiiyo goobaha ay dhibaatadu ka jirto, lana ilaaliyo dadka rayidka ah. Isla maalintaas, Qaramada Midoobay waxay ku qiyaastay in ku dhawaad hal milyan oo qof ay ka qaxeen Suudaan, taasoo sare u qaaday cabsida laga qabo in dhibaa tooyinka bini’aadantinimo ay faraha ka baxaan.

Colaadda ayaa la rumeysan yahay inay ku dhinteen boqolaal qof, in ka badan 200,000 ayaa u qaxay dalalka dariska ah, 700,000 oo kalena waxay ku bara kaceen gudaha dalka.

Sacuudi Carabiya ayaa ku casuuntay taliyaha ciidamada Sudan Abdel Fattah al-Burhan inuu ka soo qeyb galo shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee ka dhacaya Jeddah 19-ka May, laakiin lama filayo inuu ka tago Suudaan sababo amni awgood, sida ay sheegeen dublamaasiyiin ku sugan Khaliijka.

Al-Burhaan ayaa la casuumay sababtoo ah waa madaxa Golaha Sare ee Suudaan, kaas oo uu ku xigeen ka yahay ninka ay is hayaan, madaxa RSF Moha med Hamdan Dagalo, oo loo yaqaan Hemedti. Sacuudiga ayaa xiriir dhow la lahaa labada nin tan iyo markii ciidanka iyo RSF ay u soo direen ciidamo si ay gacan u siiyaan xulafada uu Sacuudiga hogaamiyo ee dagaalka kula jira xoogaga Xuutiyiinta Yemen.

Waxaa Diyaariyay Mohamed A.Aseir

mohacaseyr@hotmail.com


Q


TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

The Federal Republic of Somalia

Notice is hereby given that Otis Elevator Company of One Carrier Place, Farmington, Connecticut 06034, United States of America is sole owner and only proprietor in the Federal Republic of Somalia of the trademark shown below.

OTIS

Registration Date: 08/05/1984

Which is used and/or to be used in connection with: Elevators, lifts, escalators, moving walkways, related conveyors; electronic controllers, services, elevators, escalators, parts.

 

The above named owner by virtue of registration and user of the trademark worldwide in respect of the above named services has the exclusive right to use the said trademark and is entitled to all rights in respect thereof.

 

The above named owner claims all rights in respect of the above trademark in the Federal Republic of Somalia.

 

Notice is hereby given that in the event of any person or persons infringing the above named owner’s rights in the said trademark in any manner whatsoever or registering or attempting to register or using a mark similar to the above mark so as to mislead the public into believing that such spurious mark relates to goods manufactured by the above named owner legal proceedings will be instituted against any such person or persons for infringement of the said trademark and recovery of damages and other reliefs.

 

Any enquiry relative thereto may be referred to:

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)

P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon

Tel: +961 5 45 48 88

Email: naf@sabaip.com


TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

The Federal Republic of Somalia

Notice is hereby given that MasterCard International Incorporated - a corporation organized and existing under the laws of the State of Delaware (U.S.A.) of 2000 Purchase Street, Purchase , New York 10577, United States of America is sole owner and only proprietor in the Federal Republic of Somalia of the trademarks shown below.

1- MASTERCARD

2- CIRRUS

3-MAESTRO

Which is used and/or to be used in connection with: 09- Scientific, research, navigation, surveying, photographic, cinematographic, audiovisual, optical, weighing, measuring, signaling, detecting, resting, inspecting, life-saving anti teaching apparatus and instruments; apparatus and instruments for conducting, switching, transforming, accumulating, regulating or controlling the distribution or use of electricity; apparatus and instruments for recording, transmitting, reproducing or producing sound, images or data; recorded and downloadable media, computer software, blank digital or analogue recording and storage media; mechanisms for coin-operated apparatus; cash registers, calculating devices; computers and computer peripheral devices; diving suits, divers' masks, ear plugs for diver, nose clips for divers and swimmers, gloves for divers, breathing apparatus for underwater swimming; fire-extinguishing apparatus.

 

16- Paper and cardboard; printed matter; bookbinding material; photographs; stationery and office requisites, except furniture; adhesives for stationery or household purposes; drawing materials and materials for artists; paintbrushes; instructional and teaching materials; plastic sheets, films and bags for wrapping and packaging; printers' type, printing blocks.

35- Advertising; business management; business administration; office functions

36- Insurance; financial affairs; monetary affairs; real estate affairs.

38- Telecommunications services.

39- Transport; packaging and storage of goods; travel arrangement.

42- Scientific and technological services and research and design relating thereto; industrial analysis, industrial research and industrial design

services; quality control and authentication services; design and development of computer hardware and software. The above named owner by virtue of registration and user of the trademark worldwide in respect of the above named services has the exclusive right to use the said trademark and is entitled to all rights in respect thereof.

 

The above named owner claims all rights in respect of the above trademark in the Federal Republic of Somalia.

Notice is hereby given that in the event of any person or persons infringing the above named owner’s rights in the said trademark in any manner whatsoever or registering or attempting to register or using a mark similar to the above mark so as to mislead the public into believing that such spurious mark relates to goods manufactured or services provided by the above named owner legal proceedings will be instituted against any such person or persons for infringement of the said trademark and recovery of damages and other reliefs.

 

Any enquiry relative thereto may be referred to:

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)

P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon

Tel: +961 5 45 48 88

Email: naf@sabaip.com

 

 

TRADEMARK CAUTIONARY NOTICE

The Federal Republic of Somalia

Notice is hereby given that MasterCard International Incorporated - a corporation organized and existing under the laws of the State of Delaware (U.S.A.) of 2000 Purchase Street, Purchase , New York 10577, United States of America is sole owner and only proprietor in the Federal Republic of Somalia of the trademark shown below.

 

MASTERCARD

Registration Date: 21/05/1990 Class: 42

Which is used and/or to be used in connection with: Printed matters, forms, publications, periodicals, and cards used in connection with the operation of a system involving the issuance and use of bank type cards, travelers cheques and other payment devices.

 

The above named owner by virtue of registration and user of the trademark worldwide in respect of the above named services has the exclusive right to use the said trademark and is entitled to all rights in respect thereof.

The above named owner claims all rights in respect of the above trademark in the Federal Republic of Somalia.

Notice is hereby given that in the event of any person or persons infringing the above named owner’s rights in the said trademark in any manner whatsoever or registering or attempting to register or using a mark similar to the above mark so as to mislead the public into believing that such spurious mark relates to goods manufactured or services provided by the above named owner legal proceedings will be instituted against any such person or persons for infringement of the said trademark and recovery of damages and other reliefs.

Any enquiry relative thereto may be referred to:

Saba & Co. Intellectual Property s.a.l (Offshore)

P. O. Box 11-9421 Beirut – Lebanon

Tel: +961 5 45 48 88

Email: naf@sabaip.com

 

 



 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip