
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 11-KA MAY 2023-KA
Xamza oo $10,000 guddoon siiyay HOOYO sameysay arrin geesinimo leh
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xam za Cabdi Barre ayaa guddoonsiiyay abaalmarin lacageed oo gaareysa toban kun oo dollar ($10 ,000) Hooyo Soomaa liyeed oo sameysay ficil gee sinimo leh oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.
Hooyo Farxiyo ayaa waxay abaalmarintan ku muteysatay ka dib markii ay diiday xubno Shabaab ah inay gurige eda ka dhigtaan marin ay usii dhe x-maraan bar-kontarool oo ku yaalla degmada Kaxda, isla markaana ay waxyeelo kasoo gaartay qaar kamid ah qoyskeeda diidmada ay kala hortagtay Shaba ab-ka.
"Waad ku mahadsan yihiin Ra’iisul Wasaara ha, Madaxweynaha illaa Xildhiba anada oo waalid keyga iyo walaaladay ah, wixii isoo gaadhay ayaa Shalay la iga may dhay, waa u mahad-celinayaa.” ayay tiri.
Waxay intaas kusii dartay "Waxaa si gaar ah ugu mahad-celinaya guddoomiyaha Kaxda oo qof ka anaga oo dhaawaceena guriga iska dhex yaal la nasoo qaaday oo gaari noo keenay, ee isbitaa lka na geeyay.”
Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa ab aalmarintan oo aheyd mid dhiiri-gelin ah ku guddo onsiiyay hooyada qoska gurigooda u diiday Shab aab-ka munaasabad mka dhacday degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho.
Mudane Xamza ayaa sidoo kale waxa uu amr ay in loo dayac-tiro gurigii ay ku noolayeen oo bur bur uu kasoo gaaray diidmadii ay kala hortimid xubnaha Shabaab-ka ee xilligaasi rabay inay bam baano ku weeraraan ciidamada ku sugan isgoys ciidamadu ku sugan yihiin oo ka fogeyn gurigaasi.
"Waxaa sidaas oo kale uu ra’iisul wasa araha amray in la daaweeyo dadka dhaaw acyada ah oo masuuliyada daawad ooda ay xukuumadda ay qa adatay, aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay Maa mo Farxiyo,” ayuu yiri Wasiir Al-Cadaala.
Hoos ka daawo muuqaalka
In ka badan 100 qof oo Shalay u fariis tay Imtix aanka bixinta Ruqsada Nootaayada
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , mudane Xasan Macalin Maxmuud ayaa Shalay daah-furay imtixaanka bixinta ruqsadda Nootaayada dufcad da sedaaxaad oo ay u fariisteen 142 sharci yaq aan oo soo buuxiyay shuruudaha imtixaanka.
Wasiirka oo caddeey ay in baahi ay bulshadu qabto loo qabanaayo imti xaanka, kana hadlay mu hiimadda ay Nootaayooyinka u leeyihiin bulshada, Caddaaladda, horumarka, sharciga iyo kala damb eynta ayaa sharci yaqaannada imtixaanka u fariis tay u rajeeyay guul.
Sharci yaqaannada u fariistay Imtixaanka oo ay qaadayaan guddi ka madax bannaan wasaaradda ayaa u tartamaya 20 nootaayo oo ay ku guuleys anayaan 20 qofood ee ugu buundooyinka badna ada imtixaanka Shalay ay galeen.
Danjiraha Cusub Ee UK Oo Warqadihiisa Aqoonsiga U Gudbiyay Wasiirka Arri maha Dibbada Soomaaliya
MWasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Fed eraalka Soomaaliya Md.Abshir Cumar Jaamac ay aa Shalay nuqul ka mid ah warqadaha aqo onsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dow ladda Ingiriiska u fadhin doona dalkeena danjire Michael Nithavrianakis. "Dalkeena iyo boqortooy ada UK waxaa ka dhaxeeya xiriir qoto dheer oo iskaashi ku dhisan, waxaana ka wada shaqaynaa dhinacyada ammaanka, mashaariicda horumarin ta, dhaqaa laha iyo gargaarka” ayuu yiri mudane Huruuse.
Md.Abshir Cumar Jaamac aya a intaas ku daray in dowladda Ingiriisku aheyd dowladdii ugu horaysay ee wadamada reer gal beedka ka tirsan ee safaarad fadhigoodu yahay Muqdisho ka furatay dalkeenna burburkii ka dib.
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo gaar ay Sacuudi Carabiya
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaa n Maxamed Maxamuud ayaa gaaray dalka Sacuu diga, kadib casuumad rasmi ah oo uu ka helay dhigiiisa dalka Sacuudiga.
Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa booqasha diisan uu ku tegay dalka Sacuud iga ay qaadan do onto saddex maal mood ayaa wa xa uu kulamo kala duwan la yee lan doonaa madaxda waddanka as, si gaar ahna dhiggiisa Xeer Ila aliyaha Sacuudiga Saud Almejib.
Kulamada uu Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka uu la qaadanayo masuuliyiintaas ayaa ku qotomo iskaashiga iyo horumarinta xeer ilaalinta labada xafiis, wadaagga aqoonta iyo waaya-aragnimada labada dhinac.
Sidoo kale waxa uu Xeer ilaaliyaha guud uu bo oqan doonaa mudada uu joogo dalkaasi Sacuud iga, Xarunta dhexe ee Xafiiska Xeer ilaaliyaha Gu ud, Xarunta Ictidaal oo ah xarun lagula dagaalamo fikr iga xagjirka ah iyo hay’adda hufnaanta iyo la-dagaalanka musuq-maasuqa.
Xarumaha uu booqan doono Xeer ilaaliyaha ay aa sidoo kale waxaa kamid ah hay’adda Forse niga dalka, maxkamaddaha kala duwan ee dalk aasi iyo Jaamacada Naayif ee caluumta amniga, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay safarka Xeer ilaaliyaha Guud ee dalka Sacuudiga.
DF oo soo bandhigaysa shaqsiyaad dambiyo dalka ku galay oo ka maqan
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa Shalay shaaciyay in uu dhawaan soo bandhigi doono eed eysanayaal dambiyo dalka ku galay, kuwaasi oo ka maqan. Taliska ayaa sheegay in tallaabada ay qeyb ka tahay sidii cadaalad loogu qaado, sida ay qabaan shuruucda iyo qawaaniinta dalka u yaala.
Arrintaan ayaa imaney sa xilli uu Shalay taliyaha ciidanka booliska Soom aaliyeed, Sareeye-Guuto Sulub Axmed Firin uu kor meer ku tegay xarunta hoggaanka xariirka diba dda iyo Interpol ee ciidanka booliska Soomaal iyeed.
"Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa dhaw aan soo bandhigidoona eedeysanayaal dambiyo dalka ku galay si cadaalad loogu qaado sida ay qa baan Shuruucda iyo Qawaaniinta dalka u yaala,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay taliska booliska Soomaaliyeed.
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xilligaan waxa uu xubin buuxda ka yahay Booliska caalam ka ee Interpol, taas oo qeyb libaax ka qaadatay la-dagaalanka dambiyada xaduudaha ka gudba iyo kuwa caalamiga ah.
Taliye Sulub ayaa tan iyo markii uu xilka la war eegay ayaa waxa uu ballan-qaaday inuu ka sha qeyn doono wax ka qabashada baahiyaha ka jira gudaha hay’ada booliska, si awood badan uu u yeesho booliska Soomaaliyeed.
Si kastaba, dib u habeynta uu taliska cusub ku sameeyay xarumaha hoosyima ada iyo shaqadii uu hayay ayaa muddooy inkii dambe laga dar eemay caasimadda, xilli uu dalka ka socdo dagaal ka dhan ah kooxda Al-Shabaab.
Xukuumadda Soomaaliya oo ka dal batay Bee sha caalamka in ay xoojiso Taageerada ay ay la garab taagan yihiin Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Md, Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay daah-furka madasha sanduuqa mideysan ee Soomaaliya (Somalia Joinr Fond)
Madasha sanduuqa mi deysan ee Soomaaliya ay aa loogu tala-galay in lagu taageero horumarka iyo da wlad-dhiska, sidoo kale san duuqan ayaa xoogga saari doona taageerada siy aasad loo dhan yahay, hirgelinta sharciga, xuquu qal insaan ka, wax ka qabashada isbedelka cimila da, horumarka dhaqaalaha & arrimaha bulshad a .
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa sheegay in qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran iyo ka guud ee Qaranka ay ku salaysan yihiin sidii loo heli lahaa Soomaaliya isku filan oo isku tashata si saaxiibb ada beesha caalamku ay ugu gurmadaan meela ha kale ee mudan taageerada.
Ugu danbayn Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa ugu mahad celiyay saaxiibbada beesha caal amka ee qeybta ka ah sanduuqan garab istaagg ooda iyo taageerada ay la barbar joogaan shaca bka Soomaaliyeed
Somaliya iyo Mareykanka oo ka wada hadlay taageerada wada hadalada naba dda ee Suudaan
Dowladaha Somaliya iyo Mareykanka ayaa geli nkii dambe ee Talaadadii ka wada hadlay, sidii loo taageeri lahaa dadaalada uu hormuudka ka yahay Sacuudiga, ee lagu doonayo in lagu soo afjaro colaadda dalka Suudaan.
Sacuudiga oo uu kaabayo Mareykanka ayaa dhi nacyada Suudaan ku wada hadalsiinaya M/ Jed dah ee dalkaasi Sacuudiga, si dalka Suudaan looga badb aadiyo dagaal sokeeye iyo burbur. Wasiirka Huruuse iyo Safiirka Mareykanka ee dal ka, Danjire Larry André ayaa ka wada hadlay qor shaha nabad soo celinta ee Suudaan iyo sidii ay labada dhinacba u taageeri lahaayeen.
Wasiirka oo Safiirka kula kulmay Xarunta Safaa radda Mareykanka ee Magaalada Muqdisho ayaa u xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay taageeray so dadaalada dib loogu soo celinayo xasilloonida iyo amniga ee Jamhuuriyadda Suudaan.
Caalamka ayaa dadaal ugu jira, sidii bal xal loo gu heli lahaa dagaalka ba’an ee u dhaxeeya Hogg aamiyaha Golaha Talada ee Suudaan, General Abdel Fattah al-Burhan iyo Hoggaamiy aha Ciida mada RSF, General Mohamed Hamdan Dagalo.
Hindisaha Sacuudiga iyo Mareykanka ee Jedd ah ayaa noqonaya isku daygii ugu horreyay ee la gu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka halista geliyay xilliga kala guurka ee Suudaan, militarigu na uu xukunka ugu wareejin lahaa dowlad rayid ah, ka dib dhowr sano oo ay dalkaasi hareeyeen rabshado iyo kacdoon dadweyne.
General al-Burhan ayaa madax ka ah gole maa mula dalkaasi oo la yegleelay, ka dib afgembigii militari ee dalkaasi ka dhacay 25-kii bishii October ee sanadkii 2021, halka General Dagalo uu ahaa kuxigeenkiisa. Dagaalkoodan ayaana qarxay, mar kii lagu guuldareystay qorshe qabyo ahaa oo Xoo gaga RSF loogu biirin lahaa Militariga Suudaan.
Xoogaga Xoriyadda & Isbedelka Suuda an, oo ah koox siyaasadeed oo hoggaami neysa qorshe caalami ah oo xukunka loogu wareejinayo rayidka ayaa soo dhaweeyay wada hadalada Jeddah.
Dagaalka 15-kii bishii April ka qarxay Caasi ma dda Khartoum, balse markii dam be ku fiday dalka intiisa kale ayaa galaaftay nolosha 550 qof, halka 4,926 kalena ay ku dhaawacmeen.
Wararkii ugu dambeeyay fatahaada magaalada Baledweyne
Biyaha wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiira an ayaa si rasmi ah u kala jaray isku socodka gu ud ahaan xaafadaha magaalada Baledweyne.
Wabiga Shabeelle ayaa saqdii dhexe ee habeen ho re karkaarada ka jabsaday qaar ka mid ah xaafadaha Baledweyne, kaasoo sab abay iney guryahooda ka barakacaan boqolaal qoys oo ay biyuhu halakee yeen guryahooda.
Xaafadaha Kooshin, Xaawa taako, Howl wad aag, Buundaweyn iyo Wadooyinka ugu muhiimsan isku socodka Baledweyne ayaa waxaa Shalay dhex ceegaaga biyo joo goodu meelaha qaar ay gaarayaan 2 Mitir, kuwaas oo waliba si xoog bad an u qulq ulaya.
Inta badan dadkii degana afarta xaafadood ee Baledweyne ayaa u barakacay xaafada Ceel jaalle ee duuleedka magaalada Baledweyne oo ah xaaf ad aysan gaarin biyaha wabiga Shabeelle oo mar walba uu wabiga fatahaad sameeyo loo barakaco.
Waxaa jira qoysas badan oo rajo weyn ka qabay in laga baaqsan doono inuu fatahaad sameeyo wabiga Shabeelle, kuwaas oo haatan go'doon ku ah xaafado ay ka mid yihiin Kooshin iyo Howlwad aag, kadib markii biyaha ka jareen dhameen wad ooyinkii ay ku baxi lahayeen.
Shirkadda internetka casriga ah ee Starlink oo bilowday qorshaha ay uga hawlgalayso Soomaaliya
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federa alka So omaaliya ayaa waxay xaqiijiyeen in wakiillada shir kadda Starlink ee bixisa ade egga internetka ay la kulmeen Hay’a dda Isgaarsiinta Qaran ka Soomaaliya.
Shirkaddan oo ah shirkad caalami ah, taa soo hormuud u ah addeegga internetka ee casriga ah ee Satellite-ka, waxay doon aysaa in ay noqdaan shirkad ka shaqeysa Soomaaliya.
Saraakiisha Starlink waxay toddobaad kan la kulmeen hay’adda isgaarsiinta Soo maliya iyo wa kiillo kale oo heer gobol ah.
Starlink waa satellite ballaaran waxaan leh shir kada sida gaarka ah loo leeyahay ee dayax gacm eedyada ee Elon Musk. Star link waxay bixisaa internet leh xawaare aad uga sarreeya midka hadda la isticmaalo.
Rajada hay’adda isgaarsiinta ayaa ah in Star link ay Soomaaliya siin karto adeeg internet oo xasilan. hadda, Starlink waxay ka hawlgashaa wa ddamo badan oo Afrikaan ah oo ay ku jiraan Gha na, Nigeria, Mozambique iyo Masar, iyada oo wad damo badan ay soo galayaan khadka mustaq balka dhow.
Soomaaliya waxay inta badan ku tiirsan tahay fiilooyinka fiber optic ee badda hoosteeda mara.
Hanti-dhowraha Guud ee ayaa saxiixay heshiis 3-geesood oo ka dhexeeya Xaf iiska Hantidh awrka Guud ee Qaranka,
Hay’adda Horumarinta INTOSAI (IDI) iyo Uru rka Hay’adaha Hantidhawrada Guud ee Afrika ee ku hadla Ingiriisiga (AFROSAI-E).
Heshiiska oo soconaya sannadaha 2023-2024 ayaa u gogol-xaaraya sii wadista taageerada farsa mo iyo kobcinta awoodda iyo hufnaanta shaqada iyo shaqa alaha ee uu Xafiisku horay uga heli jiray hay’adaha bah wadaagta caalamiga. Heshiiskan ayaa sidoo kale gacan ka gaysanaya dadaallada lagu dardargalinayo dhaq angalinta Qorshaha Istaraatii jiyadda cusub ee 2023-2025 kaasi oo hagi doona hawlqabadyada Xafiiska ee muddada shan ta sanno ee soo socota
Wafdi ka socda Suudaan oo dhambaal soo gaarsiiye Madaxweynaha Jabuuti
Wafdiga Sudan iyo Madaxweyne Geelle
Madaxtooyada Jabuuti Wafdi ka socda dalka su dan oo u hogaami nayo ergeyga gaar ah ee mad axweynaa golaha ku meel gaadhka ah ee dalka sudan Dafallah al-haji cali ayaa gaaray dalka jab uuti Iyaga oo la kulmay Madaxweynaha jabuuti Is maaciil Cumar Geelle.
Ergeyga oo sidday dhambaal qoraal ah, oo u soo gaarsiyay Madaxweynaha Jabuuti waxa uu uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee dal ka Suudaan, oo ah halka ay ka socdaan dagaa llada u dhexeeya cidaanka milat ariga & cidaanka gurmadka deg -dega ah ee (RSF).iyada oo wali aay si goordhayso dhima shada iyo dhaawaca ee laab ada dhin ac iyo dadka ray idka ah.
Ergeyga ayaa sheegay sida ay uga go’an ta hay sii wadida dadaallada dhex dhexaadinta ah ee Madaxweynaha Jabuuti uu ka wado qalalaasaha Suudaan.
Madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo xubin ka ah guudiga madaxwey nayasha ee saddex geesoodka ah ee IGAD u xilsaaray qala laasaha Suudaan.
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa u jawaabay guddoomiye Cali Jeyte oo hore
u sheegay inay dagaa lka Alshabaab ee gobal ka Hiiraan ku wareejiyeen madaxwetnaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo Beled weyne tagay.
Cali Jeyte ayaa sheegay binay quus ka joogaan dagaalka Alshabaab oo la gu fiirsaday siduu tilmaa may ayna ahaayeen kuwi bilaabay kacdoonka ka dhanka ah Aldhabaab.
{ FAALLO}:-ADIGU NASIIB BADANIDAA!!! (WA XAA LAGU SIIYAY NICMADA
ADUUNKA UGU QAALISAN
Adigu Nasiib Badanidaa!!! (Waxaa lagu siiyay Nicmada Aduunka ugu qaalisan)..
A.Waxaa lagu siiyay Nicmada Aduunka ugu qaal isan. 1.Nabi Ibrahim CS waxa rabay oo uu Alla ka baryay, in Aabe Aazir uu noqdo Muslim.
2.Nabi Nuux CS waxa uu rabay in Wiilkiisu uu noqdo Muslim.
3.Nabi Moxamed CSW waxa uu rabay in Adeerkii uu noqdo Muslim. Ambiyadaa, Rabitaankoodii iyo Dalabkoodii Alla kama aqbalin. Adigana, adoon weeydiisan ayaa Alla ku siiyay Muslimnimo oo ah wax loo diiday Nabi Ibrahin CS, Abihii, Nabi Nuux CS, Wiilkiisa, Nabi Moxamed, Adeerkii, oo ay Allaah u weyd iisteen. Adiga, Waxaa Alla kuu Aq balay in aad Muslim noq oto oo aad ku dhalato kuna Barbaarto Adiga oo aan Weeydiisan.
Miyeeyna taasi aheyn Nicma Aduun Tan ugu wee yn, Adna waxaa lagaa rabaa in aad ku shuk riso Nimcadaa Alla ku siiyay ( F.M: 1aad. B.Sida Qur’a anku noo sheegay, Naarta ayaa sida Dad loogu gurayo, la leeyahay Naareey Ma buuxsantay, markaa ayeey leedahay: Ma leey hayaa kuwa kale .Sida Qur’aanku noo sheegay. waa yaryihiin inta Nimcadaa Alle siiyay ku shukriso.
Dadka aan qaadan Diinta Islaamku, Aduunka waa ku badan yihiin. Nabigeena Muxamed CSW waxa uu lahaa 9 Adeer Labo kaliya ayaa Muslim ka aheyd waxa ayaa ahaayeen: 1.Xamsa. 2.Cabaas.
Lixda kale ma aheyn Muslimiin waxa ay kala aha ayeen. 1.Abu Lahab. 2.Abu Daalib. 3.La’raar. 4.Maquum.5.Xaarith. 6.Subeyr. Eedayaashiina wa xa ay ahaayeen Lix, Labo ayaa Muslim aheyd. 1.Arwey.
2.Safiya.Afarta kale ma aheyn Muslim waxa ay kala ahaayeen. 1.Umu Xakim. 2.Caatika. 3.Barta.4.Amiimat. (F.M:2aad) Annaga Allaah waa naga dhigay Muslimiin ee Alla ha naga dhigo kuwii aan Gadaal ka fidnoobin oo Muslinmada ku dhinto Aakhira Janno ku waaro.Aamiin, Aamiin. Ha hilma aminhee, Alla ku shukri. FG: wixii aan ka khalday ka sax, wixii ka dhimanna ku dar.
Qore: Yahya Amir
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Denmark
Wararka laga helayo dalka Denmark ayaa she egaya in muwaadin Soomaaliyeed lagu dilay Mag aalada Copenhagen ee xarunta dalkaasi.
Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Rabiile Shi re Xuseen ayaa habeen hore lagu dilay magaala daasi, iyadoona dilkiisa loo adeegsaday toorey. Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in ay laba qof u soo xireen dilkiisa.
Liibaan Shire Xuseen oo la dhashay marxuumka ayaa sheegay in walaalkii uu deganaa Magaalada Odense, markii la dilayayna uu Caasimadda Cop enhagen ku booqanayay walaaladii oo degan.
"Rabiile da’diisu waxay ahayd 48 sano, wuxuu deganaa magaalo la yiraahdo Odense, wuxuuna ku geeriyooday magaalada caasimadda ah ee Co penhagen.” Ayuu yiri Liiba an Shire oo VOA la hadlay. Liiba an Shire ayaa sheegay inaanay garan ayn sababta ka dambeysa dilka walaal kii, balse ay boolisku xaqiijiy een in ay laba nin u soo xireen falkaasi.
"Illaa hadda annaga ma ogin sababta loo dilay, laakiin bool iska siday xaqii jiyeen, waxay sheege en inay laba nin kiiskaasi u soo xireen, maadaama ninkani mindi la geliyay, annagana sida aan naq aano dadkan caddaanka mindi ma isticmaalaan, oo Soomaalidaa isticm aasho, sida aniga aan ku tuhmayo in ay Soomaali yihiin.” Ayuu yiri Liibaan Shire.
Liibaan Shire ayaa intaa ku daray "Marxuumka hadda meydkiisu wuxuu yaallaa Isbitaalka Kaiser, waa Isbitaalka Weyn ee Copenhagen, berri wixii ka dambeeyo ayaana la fasixi doonnaa, oo annag ana aan arki doonnaa, hadduu Ilaahay yiraahdo.”
Ma cadda cidda dhabta ah ee ka dambeyso dil kaasi, waxaase la fahamsan yahay in dilalka Soo maalida dhexdooda ah ay intii muddo ahba ku soo
badanayeen dalalka Reer Galbeedka.
M/weyne ku-xigeenka Somaliland oo weerar culus ku qaaday xukuumadda, "Somaliland wey hagratay…”
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdirax maan C/llaahi Ismaaciil Saylici ayaa markii u hor eysay si shaacsan u sheegay in Somaliland ay hagratay dadka reer Awdal.
Cabdiraxmaan Saylici oo ka hadlayay munaasabad ka qabsoomtay Boorama ayaa waxa uu sheegay in uu tabashada la qabo dadka reer Boorama, "balse ay tahay in si nabada loo wa da baadi doono wixii dhiman.”
"Aniga ayaa qirsan in reer Awdal ay wax ka ma qan yihiin oo ay Somaliland hagratay anaa qirsan. Xisbiga aan madaxweyne ku-xigeenka ka ahay ee Kulmiye waa xisbiga horumarka ugu badan dalka galiya lakiin howshaa reer Awdal way ka qatan yihiin,” ayuu yiri Madaxweyne ku-xigeenka Somal iland Cabdiraxmaan Saylici.
Sidoo kale waxa uu sheegay inay suurta-gal ahayn in la waxyeeleeyo magaalada Boorama, oo ku tilmaamay mid leh aqoon, soo dhawayn iyo ni daamka biyo galinta ee ugu fiican guud ahaan So maliland.
"Haddaa wax tabaneysaan ha duminina mag aaladiina ee gar ayaa ka muuqata wada-hadal ay aa ka muuqda, wixii aan tabaneyno ee maqan an iga hoggaankii ah reer Awdal. Xukuumadda kamid ahay way hagratay. Waxa dhiman waa idinla qa ba, waxaa qurux badana in Somaliland ay run isku sheegto.”
Saylici ayaa waxa kale oo ka dhawaajiyay in ma gaalada colaadda ka taagan tahay ee Laascaan ood ay heli jirtay in ka badan miisaaniyadii loogu talo-galay mid ka badan oo ay garan waayeen, "inta badan Boorama waxaa lagu haleeyay hay’ad daha uun, maadama ay nabad tahay.”
Qirashada Saylici ee tabashada siyaas addeed ee muddo soo jirtay ee qabaan reer Awdal iyo go bollada Galbeed ayaa waxay imaneysa xilli ay ma almo kahor ay rabshado horleh ka dhaceen mag aalada Boorama, taasi oo looga soo horjeeday dil ka taliye ku-xigeenkii ciidamada badda ee xeebta gobolka Awdal.
Si kastaba, Waa markii u horeysay ee mada xweyne ku-xigeenka Somaliland uu si shaacsan u ga garaabo tabashada saami-qeybsi ee Somalila nd ka qabaan reer Awdal, uuna ku marqaati furo xukuumadda uu qeybta ka yahay, ayada oo dur taba soo baxayaan warar hoose oo sheegaya in uu ka leeyahay ujeedooyin siyaasadeed iyo dejin ta xiisadda ka taagan gobolka.
Mas’uul gaadiid kala soo goostay Somal iland oo ku biiray SSC
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in Daahir Maxamed Axmed oo kamid ah aa mas’uuliyiinta gobolkaasi ugu magacaaban So maliland uu kasoo goostay, isla-markaana uu ku biiray SSC-Khaatumo.
Daahir ayaa haatan ahaa mada xa wax barashada gobolka Sool ee Somaliland, wuxuuna ku dha waaqay in gebi ahaan uu iska cas ilay xilkaas, kana baxay Soma liland.
Ninkan ayaa sidoo kale lagu soo warr amayaa inuu lasoo goostay gaadiid dagaal oo ay lahayd Somaliland, waxaana si weyn loogu soo dhawee yay gudaha magaalada Laascaanood.
Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray inuu ka qaybgeli doono halgalka, isla-mark aana uu ku biiri doono dagaalka ka socda Laascaanood.
"Gobolkaygii ayaan kusoo laabtay, waad ku ma hadsantihiin sida quruxda badan ee aad isoo dhawayseen, waxa anan ka qayb qaadan doonaa halganka dalka lagu xora nayo inshallah,” ayuu yiri Daahir Maxamed Axmed.
Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhinaca Somaliland oo ku aadan arrinta mas’uulkaas uga goostay dhanka SSC oo dagaal kula jirta maamulkaasi.
Ma’aha mas’uulkii ugu horreeyay ee ku biira SSC, waxaana tan markii uu dagaalka ka qarxay magaalada Laascaanood jiray shaqsiyaad isaga soo baxay Somaliland oo ku biiray kacdoonka iyo dagaalka looga soo horjeedo Soomaaliya ee weli ka socda xarunta Sool..
Xaaladda Laascaanood ayaa weli kacsan, wa xaana Shalay la sheegay in ciidanka Somaliland ay madaafiic ku garaaceen saldhig ay ku sugnaay een ciidamada deegaanka.
Weerarka kadib ayaa waxaa xigay dagaal koo ban oo dhex-maray labada dhinac, kaas oo la’isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo gob olka Sool ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamada labada dhinac ay haatan dhaq-dhaqaaqyo ka wa daan duleedka Laascaanood.
Si kastaba, waxaa horay u fashilmay dadaall ada la doonayo in lagu qaboojiyo xiisaddaasi, wa xaana labada dhinac ay ka dhaga fureysteen dha maan baaqyada nabadda ee loo dirayo.
Saddex fasiraad oo laga bixiyay hadalkii Saciid Deni ugu jawaabay Xasan iyo Xamza
Hogaamiyaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Dorraad si adag uga jawaabay dhaliilo dhaw aan hoggaankiisa uga yimid dhanka dowladda fed eraalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan madaxwey ne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamza, ku waasi oo walaac ka muujiyay ismaan-dhaafka la xiriira doorashooyinka Puntland iyo sida ay wax u wado xukuumadda Saciid Deni.
Deni ayaa weli ku adkeysanaya hanaankiisa doorasho ee ugu magac daray "dimuqraadiyeynta Puntland”, halka Xasan sheekh iyo Xamza soo je ediyeen in wax walba oo la xiriira doorashooyinka Puntland ay noqdaan kuwa heshiis lagu yahay.
Saciid Cabdullaahi Deni oo deganaan badan aysan ka muuqan ayaa farriin careysan uga jawa abay hadalada Xasan iyo Xamza.
Saddex fasiraad ayaa ka dhex muuqatay hadal ka uu Dorraad Saciid Deni u jeediyay dadweyne Is kugu soo baxay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, si ay taageero ugu muujiyaan urur siyaasadeedkiisa KAAH.
1. Kicin Beeleed: Saciid Deni wuxuu yidhi waa la socotaan kulankii saddex geesoodka ahaa ee la gu dumiyay magaalada Laascaanood, kaas ay aa hadda la rabaa in Puntland lagu dumiyo, wey na soo gaartay farriintaas diyaar ayaa u nahay in aan ka hortagno.
Wuxuu Deni ula jeeda kulankii Xasan Sheekh Maxamuud, Ismaaciil Cumar Geelle iyo Muuse Bi ixi Cabdi ee ka dhacay Jabuuti.
Qeybtan waxaa ku jirtay farriin kicin beeleed ah oo u dhigan in saddexdaas hoggaamiye ee isku xisaabta ah ay duulaan beeleed wadaan.
2. Dagaalka Xasan Sheekh iyo Deni: Iyada oo dadka siyaasadda u dhuun daloola ay fahamsan yihiin waxa Xasan Sheekh iyo Saciid Deni isku ha yaan, haddana Saciid Dorraad waxa uu si buuxa dadweynaha ugu cadeeyay dagaalka Xasan iyo isaga. wuxuu ku tilmaamay madaxweyne fede raal diid ah, sidoo kalena dimuqraadiyad diid ah, wux uu ku eedeeyay inuu hor istaagay doorashooyinkii dadweyne ee Puntland damacsaneyd sanadkii 2013-kii.3. Ololaha mashruuca Saciid Deni: Waxa uu De ni u muuqday inuu deg deg uga faa’iideysa nayo hadalada Muqdisho ka yimid si uu ukasbado reer Puntland-kii diidana siyaasadiisa, gaar ahaan aragti diisa doorashada. Wuxuu ku cel-celiyay si dadkaas loogu jawaabo ama loo muujiyo difaac mideysan inay muhiim tahay dhaq an-gelinta bar naamijkiisa dimuqraadiyada Puntland.
Si fudud qoddobkan waxa uu helay olole xo oga maan-gal ah. Hadalka Saciid Deni wuxuu u muuqday inay si weyn usii kala fogaadeen isaga iyo madaxda dowla dda federaalka ah.
Saciid Cabdull Deni oo bilooyin uga harsan yih iin xafiiska, ayaa muddo xileedk iisi ku kharash-ga reeyay dagaalka dowlad da dhexe ee Soomaaliya, isaga oo saddex sano iyo dhowr bilood dagaal ka la soo hor jeeday Farmaajo, halka uu haddana hal sano mucaarid ku yahay Xasan Sheekh Maxam uud.
Xildhibaan ka tirsan Congress-ka Mare ykanka oo la xiray + Sababta
George Santos oo ah xildhibaan ka tirsan Gol aha Wakiillada Mareykanka, kana tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa la xiray Arbacada Shalay ah
George Santos ayaa waxaa lagu soo eedeeyay musuq-maasuq, gacan-togaaleysi iyo xatooyo ha nti dadweyne.
Santos oo 34 jir ah ayaa waxa uu hore u dii day baaqyo ahaa inuu is-casilo maadaama uu ka been sheegay shaqadiisa.
Sidoo kale waxaa hore loogu soo oogay inuu khiyaameeyay taageerayaasha siy aasadda, isaga oo qariyay asalka lacagta uu ku galay olohiisa doorashada iyo mid uu isticmaalay xilli uu ahaa shaqa la’aan.
"Isku soo wada duub, eedeymaha dacwadda la gu soo oogay waxay Santos ku eedeeyeen inay ku tiirsan yahay daacad-darro soo noq-noqotay iyo khiyaanooyin” ayuu ku yiri hadal uu soo saaray Breon Peace, oo ah qareenka Mareykanka ee degmada Bariga New York.
Waxyar kadib doorashadii Santos ee 2022 si uu u matalo degmada hodanka ah ee New York Long Island, ayaa waxaa baxeysay inuu ka abu uray ololihiisu uu ku soo baxay, uuna khiyaamee yay taageerayaasha siyaasadda.
Wariye American ahaa oo lagu dilay dalka Ukraine
Wariye u dhashay dalka Mareykanka ayaa Shalay lagu dilay Magaalada Irpin, oo dhanka waq ooyi kaga beegan Magaa lada Kiev.
Brent Renaud ayaa u geeriyooday rasa as ay ku furayn Ciidamada Ruushka, si da ay xaqiijiyeen Saraakiisha Bool iska ee Ukraine.
Taliyaha Ciidanka Booliska ee Kiev, Andriy Nebytov ayaa shee gay in Ciidam ada Ruushka ay dileen ninka Wariyaha, halka laba Saxafi oo kalena ay dhaawac een, kuwaa oo loo qaaday goobaha caafimaadka.
Juan Arredondo oo ka mid ah labada Wariye ee dhaawacmay ayaa sheegay in Ciidamada Ru ushka ay rasaaseeyeen, ka dib markii ay ka gud been bar kontorool, kuna sii jeedeen buundo kale oo magaalad aasi ku taala.
"Inagoo ku sii socono buundada kale oo aan ka gudubnay bar kontorool ayay rasaas nagu bil aabeen.” Ayuu yiri Juan Arredondo oo intaasi ku daray "Saaxiibkay Brent Renaud waxaa laga to ogtay qaybta dambe ee qoorta.”
Brent Renaud oo 50 jir ahaa, ahaana filim sam eeye ayaa horey uga soo shaqeeyay Wargeyska New York Times. Waa Wariyihii ugu horeeyay oo ajnabi ah oo lagu dilo dalkaasi Ukrane, tan iyo markii uu Ruushku weeraray, muddo 18 maalmo
od laga jooggo.
Sacuudiga iyo Syria oo dib usoo celiyey xiriirkooda
Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad ayaa Tal aadadii xaqiijiyey dib ugu soo laabashadiisa xeend aabka Carabta kadib markii dalka awoodda bada nee Sacuudi Carabiya oo muddo diidanaa uu she egay inuu dib ula billaabayo xiriir diblomaasi.
Soo-celinta xiriirka diblomaasi, oo markii dam be ay xaqiijisay Dimishiq, ayaa yimid in ka badan 10 sano kadib markii Riy adh ay wakiiladeeda la baxday intii uu socday dag aalka sokeeye ee Syria, iyo laba maalin kadib mar kii ururka Jaamac adda Carabta uu soo geba-ge beeyey sideed sano hakad ay ku jirtay xubinnim ada Syria.
Boqortooyada "waxay go’aansatay inay dib u billowdo howlihii diblomaasiyadeed ee Syria,” ay ey bayaan ku tiri wasaaradda arrimaha dibedda Sacuudiga.
Bayaanka oo ay baahisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee SPA ayaa lagu sheegay in Riyadh ay raadin doonto "horumarinta dhaqaaq carbeed oo wadajir ah.”
Wakaaladda wararka Syria ee SANA ayaa tiri "Jamhuuriyadda Carbeed ee Syria waxay go’aa nsatay inay dib u billowdo howlihii diblomaasiyad eed ee Sacuudi Carabiya,” ayada oo soo xiganey sa wasaaradda arrimaha dibedda.
Sacuudi Carabiy ayaa 19-ka May marti-gelin doonta shir madaxeedka xiga ee Carabta. As sad ayaa siyaasad ahaan ka go’doon sanaa gobol ka tan iyo markii uu billowday dagaalka Syria, balse dhaq-dhaqaaqyo dib lomaasiyadeed oo dho wr ah ayaa socday toddobaadyadii tegay.
Go’aankan ayaa yimid toddobaadyo kadib mar kii ay xiriirka diblomaasi soo cel iyeen Iran oo xul ufo la ah Syria iyo Sacuudi Carabiya.
Saddex toddobaad kahor, Assad ayaa Dimi shiq kula kulmay wasiirka arrimaha dibedda Sacu udiga Faisal bin Farhan, taasi oo aheyd booqasha dii ugu horreysay ee nooceeda ah ee sarkaal Sac uudi ah uu dalkaas ku tago tan iyo 2011.
Sacuudi Carabiya ayaa xiriirka u jartay dowla dda Assad 2012, waxaana Riyadh ay mudda taa geereysay in xukunka laga tuuro Assad ayada oo la safan mucaaradka Syria, marxaladihii hore ee dagaalka.
Assad ayaa rajeynaya in soo-celinta xiriirka da lalka Khaliijka uu horseedi doono kaalmo dhaqa ale iyo maaliyadeed oo dib loogu dhiso dalkaas. VOA + AFP
Kenya Oo Gacanta Ku Dhigtay Saddex Daacish Ah Oo Kusoo Wajahnaa Puntland
Dowladda Kenya ayaa gacanta ku dhigtay sad dex xubnood oo Daacish ah, kuwaasoo kusoo wajahnaa Soomaaliya, si ay ugu biiraan dagaalka argagixiso ee ka socda dalka, sida lagu daabacay majalada The Standard.
Saddxeda nin ee la qa btay oo labo kamid ah ay walaalo yihiin ayaa si gaar ugu soo socday dhanka Pu ntland, halkaasoo ah deeganaada kaliya ee sal dhiygo ku leeyihiin Koxoda Daacish oo ay dagan yihiin hoggaamiyayaasha kooxda iyo dagaalam ayaashooda.
Ayub Bwanaadi oo 32 sano jir ah iyo Moham med Bwanaadi oo 22 jir walaalo ah iyo Kassim Ah med oo 29 jir ah ayaa lagu xiray Ismaamulka Isio lo, xiliga la qabanayay waxa ay kusii jeedeen Mo oyaale, 7-dii April ayaa gacanta lagu dhigay. Intii lagu guda jiray su’aalo weydiinta, seddexd an nin ayaa sheegay in ay ka soo safreen Tan zania oo ay sii mareen Lungalunga, una socdeen xaafadda Islii ee Nairobi, ayna u sii gudbi laha ayeen Itoobiya ka hor inta aysan aakhirka u gud bin Soomaaliya si ay ugu biiraan kooxda argagi xisada ah ee Daacish.
Kiiskan ayaa daboolka ka qaaday saamaynta sii kordhaysa ee kooxda argagi xisada ah ee Afrika. ISIL ama Daacish ayaa hadda ku sugan dalalka Koonfur Afrika, Mozam bique, DR Congo, Soomaaliya iyo sidoo kale gobolka Saaxil.
Twitter oo xiri doona baraha aan la isticmaalin
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Elon Musk ayaa ku dhawaaqay qorshe uu ku xirayo baraha Twitter ee aan la isticma alin muddo dhowr sano ah.
Mr Musk oo la wareegay barta Twitter bishii Oktoobar ee sannadkii hore ayaa sheegay inay ‘muhiim tahay in la xiro baraha aan la isticmaalin’.
Talaabadaas ayaa dad badan oo inter netka isti cmaala ay dhaliileen, aya doo ay jiraan dad badan oo ka cabsi qaba inay waayaan bogagga ay Twitter ku leeyihiin dad ay qaraabo ahaayeen oo geeriyooday.
Laakinse Musk wuxuu sheegayaa in taa laga gaashaaman karo, ayadoo baraha hore u jiray la kaydin doono, halkii la tiri lahaa. Mid dadka caba naya ka mid ah ayaa wax ka weydiiyey cinwaana da ay leeyihiin dadka caanka ah ka hor inta aysan dhiman.
Mid kale ayaa soo qaaday qoraallada qofka magaciisa lagu xuso ee qiime taa riikheed ku fa dhiya, sida dadka masiiboo yinku ku habsadaan.
Qaar baa codsaday in la helo qaab cinw aann adaas looga dhigo kuwo xusuus u taagan.
Laakin qaar kale ayaa soo jeedinaya in cinw aanadaas kayd la galiyo si loo isticmaali karo mag acyada ay cinwaanadaas wateen.
Siyaasadda isticmaal la’aanta ee Twitter ayaa sheegaysa in qofka isticmaalaha ah uu cinwaank iisa gudaha u galo ugu yaraan hal mar 30kii maal moodba, haddii aan la isticmaalinna si aan soo noqosho lahayn looga saari doono cinwaanka.
Laakin ilaa xilli dhow oo ku beegan 23 April 2023, siyaasaddu waxay sheegaysay in istcimaal eyaashu ay u baahan yihiin oo kaliya in lixdii bilo odba ay hal mar galaan cinwaankaooda si uusan uga xirmin.
Maxaad ka taqaan shirkadda shidaalka ka soo saaraysa Somaliland?
Ceelka wuxuu ku yaalla Gobolka Togdheer XIGASHADA SAWIRKA,GENEL ENERGY
Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday
madax banaanida ee Somaliland waxay ku dha wa aqday in la qodayo ceel kii ugu horre eyey ee shid aal ee laga helay Somal iland.
Somalilandwaxay heshi iska qodidda ceel kaas la saxiixatay, una xil saaran in ay shidaal ka ka soo saarto ceelka shirkadda Gen el Ene rgy oo ka shaqays ata tamarta.
Genel Energy waa shirkad gaar loo leey ahay oo baarta shidaalka iyo gaaska, kana dhaxaysa saamiley. Saamiyada ugu badan waxaa leh Bilgin Grup Dogal Gaz A.S o oleh 22%, saamiyada laba ad iyo ku wa seddexaad ee ugu bandanna waxaa leh Hassan Gozal iyo Daax Corporation FZE oo kiiba uu leeyahay 17%, halka saamiy ada dadwe ynaha marka la isku darana ay noqonayaan 10%.
Ceelka wuxuu dekedda Berbera u jiraa 150
XIGASHADA SAWIRKA,GENEL ENERGY
Ceelka Shidaalka ee aagga Oodweyne
Bishii Agoosto 2012 ayaa ayaa lagu abaal mar iyey inay baaritaan ku samayso xirmoo yinka SL-10-B iyo SL-13. Bishii November ee isla san nadkaas ayey billowday in ay timaado dalka aya doo muujisay inay danay naysay inay qayb ka no qoto heshiiskii wadaagga wax soo-saarka Oodw eyne kaasoo daboolaya SL-6, SL-7, iyo SL-10A.
Baaxadda xirmadaas ayey Genel Energy ku qiyaastay bedka dhulka uu ku fadhiyo gobolka Kur distan ee dalka Ciraaq, waxayna sannadkii 2021 bishii Diseembar heshiis kula sii gashay OPIC Somaliland Corporation (OCS) qaybta SL10B13 ee xirmada ka midka ah. Ceelkaas wuxuu ku yaalla gobolka Togdheer.
Diyaargarow ayaa iminka soconaya kaasoo la doonayo in lagu qodo ceel ka mid ah xirmadaas SL10B13, wuxuuna ceelku Dekedda Berbera u jiraa ilaa 150 KM.
Shirkadda waxay in badan ka soo shaqaysay Kurdistan
XIGASHADA SAWIRKA,GENEL ENERGY
Meelaha ay hore uga soo shaqaysay shirk adda
Hore waxay shirkadda Genel Energy shidaal uga soo saartay ceelka Taq Taq ee ku yaalla meel 60 KM waqoyiga bari ka xigta magaalada Kirkuk, 85 KM-na koofur bari ka xigta magaalada Erbil, 120 KM-na waqooyi galbeed ka xigta magaalada Sulaymania. Bedka uu dhulka ceelkaas ku fadhiyo ayaa ah 951 KM oo isku wareeg ah. Wuxuu ceelkaas soo saarayey shidaal tan iyo 2008.
Waxay kaloo shirkadda Genel Energy qodday ceelka Tawke ee dalka Ciraaq, kaa soo 18 bilood oo hakad ah ka dib qodita ankiisa la sii ambaqa aday rubucii 3aad ee sannadkii 2021.
Ceelasha kale ee ay shirkaddan qodday wax aa ka mid ah ceel ka mid ah xirmada shidaalka ee Sarta, kuna yaalla gobolka Kurdisatan ee dalaka Ciraaq. Ceelkaas waxaa ka shaqyanaysay shirkad da Che vron, hase yeeshee wuxuu heshiis dhex maray labada shirkadood Janaayo 2019, ayadoo Nofembar 2020 la bilaabay wax soo saarka xirmadaas.
Gobolka Kurdistan waxay Genel Energy ka shaqaynaysay muddo 20 sano ku dhow, waxayna iminka hawlo shidaal qodis ah ka waddaa Mor occo. Ilmo saddex hide side leh oo markii u horeysay ku dhashay UK
Imlo dhashay Getty ImagesCopyright: Getty Images
Dalka Ingiriiska waxaa ku dhashay ilmo isticma alayaa hidde sidaha (DNA)
saddex qof oo kala duw an sida ay xaqiijiyeen qolyaha u qaabilsan dhanka taranka ee dal ka UK.
Inta badan hidde sid aha ilm aha ka yimid la ba qof oo kala ah laba da waalid ee dhalay iyo wax ka yar 0.1% oo ka yimid haweenay ku deeqd ay unugyo. qaabkan ayaa ah isku day la doonayo in caruurta lagaga ilaaliyo in ay ku dha shaaan cudurka halista ah ee (mitochondrial dise ases). ilaa iyo shan caruur ah oo noocan ah ayaa dha shay balse ma jiro wax faahfaahin dheeraad ah oo laga bixiyey weli.
Cudurka mitochondrial ayaan la daweyn karin wuxuuna dili karaa ilamaha maalmo amaa xitaa sa acado kadib marka uu ilmuhu dhasho. Qoysaska qaar ayaa cudurkan ku waayey dhowr caruur ah, farsamadan aya an u noqotay waxa kali ah ee ay
sameyn karaan.
Al-Shabaab oo xilka ka xayuubiyay hogg aami ye sare oo ka tirsanaa garabka ka dagaalama Kenya
Al-Shabaab ayaa meesha ka saartay hoggaam iye sare oo Milatari ah oo taliye u ahaa dagaalya hanada ka howlgala xudd uudaha Soomaaliya iyo Kenya iyadoo uu sii
Kordhayo khilaafka iyo sifey nta ka dhex jirta hoggaanka koo xda. Horjooge Ayman oo ah taliyaha ciidam ada Milateriga ee loo yaqaano "Jeyshu Eyman” oo ah ciidamo ka tirsan Al-Shaba ab oo ka howlgala deegaanada xuduuda, isla mar kaana u qaabilsanaa abaabulka weeraro lagu ho obtay oo ka dhacay dalka Kenya, uu ka mid yahay dhowr hogga amiye oo magac sare leh oo xilka laga tuuray.
Inkastoo ay soo baxeen warar sheega ya in looga shakiyay inuu qorsheynayay inuu ku biiro maleeshiyada Daacish.
Ayman ayaa sidoo kale la fahamsan yahay in uu saaxiib dhow la yahay Salmaan Muhaajir oo ah aa sarkaal ajaaniib ah oo isna ka baxay Al-Sha baab. Eyman ayaa la rumeysan yahay inuu la war eegay hoggaanka guud ee ciidamada kooxdan sanadkii 2009 ka hor inta uusan la wareegin Jeysh Ayman, halkaasoo uu ku sii ahaan jiray mas’uul ka hor inta aan xilka laga tuurin.
Si kastaba ha ahaatee, iyadoo dhawaanahan uu khilaaf gudaha ah ka dhex jiray madaxda sare ee kooxda oo ay ku jiraan madax kale oo uu ku jiro Jacfar Suudaani ayaa xilalkii laga qaaday, sida ay mas’uuliyiintu sheegeen.
Go’aanka ay Al-Shabaab uga saartay Eyman ayaa loo arkaa mid dhabar jab weyn ku ah howl gallada iyo saameynta ay kooxda ku leedahay Ke nya, maadaama uu aqoon dheer u lahaa deegaan nada ay ka howlgalaan ee xuduudka.
Ninkii sameeyay mid ka mid ah jabsasha dii baraha bulshada ee ugu weyn abid oo la xukumay
Muwaadin British ah oo bishii hore la qabtay ay aa lagu helay dembi ah inuu ku lug lahaa mid ka mid ah jabsashadii ugu weyneyd abid ee ka dha cda baraha bul shada.
Jabsashada boga gga ba raha bulshada ee dhacday bishii July ee sannadkii 20 20 ay aa saameysay in ka ba dan 130 akoon uoo ay ka mid yihiin kan Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama.
Joseph James O’Connor oo 23 jir ah lo ona ya qaan PlugwalkJoe ayaa lagu helay dembiga ah ja bsahsha internet-ka waxaana lagu xukumay xabsi ugu badnaan garaya 70 sano.
Jabsashada ayaa qayb ka ahayd khaya ameyn Bitcoin oo aad u baaxad weyneyd.
O’connor oo dalka Spain lagasoo qab tay ayaa afduubtay tiro akoonno ah isaga oo diraya Tweets ama qoraal wuxuuna ka weydiinayey dadka ku xi ran bogagga uu afduubtay in ay soo diraan Bitcoin isaga oo u ballan qaadaya in uu labanlaabayo lac ag tooda.
Waxaa O’connor lala xukumay oo kale saddex nin oo kale oo kuwada eedaysan isla dembigan. Dhowr iyo toban Maraykan ka u dhashay oo lagu magacaabo Graham Ivan Clark ayaa asna 2021-kii lagu helay dembiga. Nima Fazeli oo kasoo je eda Orlando Maraykanka iyo Mason Sheppard oo kasoo jeeda Bognor Ingiriiska ayaa lagu xukumay dembi heer federal ah.
XANUUN IYO FOOLXUMO: KHATARAHA SII KOR DHAYA EE WEYNEYNTA DIBNAHA
Faruuryo
XIGASHADA SAWIRKA,HARRIET GREEN
Qoraalka sawirka,
Harriet Green
Buuxinta faruuryaha ayaa noqoneysa mid ay dad badan ku hammiyaan balse waxay leedahay dhibaatooyin, sida ay khubarradu ka digayaan, iyadoo bukanno bad an ay dareemeen xanuun iyo muuqa alkooda oo foolxumaada.
Gabadhan Harriet Green ayaa ka ba xday goob haweenka lagu qurxiyo kaddib markii lagu sameeyay qalliin faruuryaheeda loogu weyneynayay, waxaa loo sheegay in bararka saaran uu ka degi doono.
Balse saddex bilood kaddib, faruuryah eeda weli way bararsanaayeen mana ay san xiri karin dibnaheeda.
Gabadhan oo 22 jir ah kana soo jeedda deegaanka Acle ee Norfolk dalka Ingiriiska ayaa martan saddex qalliin oo hagaajin ah – oo ku kacaya in ka badan £700 – si ay dibnaheedu caadi ugu soo laabtaan.
"Dibnahaygu waxay ahaayeen kuwo xanuunaya. Iskuma keeni Karin sababtoo ah aad ayay u bararsanaayeen," ayay tiri.
Kaddib markii ay gabadhan xayeyesiinta buux inta daamaha, kuwa looga hortago gabowga iyo weyneynta faruuryaha ka aragtay baraha Inst agram iyo TikTok, waxay go’aansatay inay buux iso faruu ryaheeda, iyadoo rajo ka qabtay inay meesha ka saarto qanacsanaan la’aan yar oo ay ku qabtay.
Waxay haatan sheegeysaa, inay ogaa tay in sawirrada baraha bulshada lagu arko aysan mar walba ahayn kuwo la aamini karo.
Soomaalida iyo weyneynta faruuryaha
Dibnaha
XIGASHADA SAWIRKA,SHABELLE TV
Baraha bulshada waxaa sanadihii ugu dambeeyay ku baahay haween badan oo Soomaali ah oo weyneystay dibnaha ama faruuryaha, si ay dabcan qurux uga raadiyaan.
Dad badan ayaa u arka in dibnaha loo weynaystaa ay qa yb ka tahay quruxda qofka, hal ka kuwo kale ay u arkaan foolx umo la soo kor odhsaday.
Qalliimada macmalka ah ee qofku ku beddel ayo xubnihisii, isaga oo baadigoo baya qurux ayaa ku cusub Soomaalida dhexdeeda.
Weynaysashada dibnaha ayaa mudd ooyinkii danbe aad uga baahday dunida oo dhan, iyada warbixinaha la sam eeyey tilmaamayaan in dhallin yar badani ay hawshaa ay u hawlgaleen.
Dadka caanka ee baraha bulshada istic m aala ayaa ah kuwa ugu badan ee saame yey dhall inyartaas, ee ay ku dayanayaan.
Mid ka mid ah gabdhaha isticmaalay, Filsan ayaa warbaahinta maxalliga ah u shegetay, "Wali gey waxaan jeclaa inaan weyneysto furuuryahey ga. Shalay waan ku faraxsanahay in faruuryaha la ii weyne eyay.
Waxaan dareemayaa Qurux aan horay u lah ayn. Markii hore faruuryo yaryar ayan qabay hada kuwa qurux badan ayaan helay" Filsan oo ku nool Muqdisho ayaa hore qaliin looga sameeyay faruu ryaheeda. Waana loo weyneeyay sida sawirka ka muuqata. "Qurux ayaan ahay" ayey tiri
Dhibaatooyinka laga dhaxlo
Dibno Meelo kala duwan oo dunida ha sida UK ayaa laga istcimaalaa, balse waxaa jira baaqyo soo baxaya gudah UK oo ha in sharci laga soo saara weyneynya faruurya ha iyo qaabka loo sameynaya. Dad qaar aya ka cabanaya khatarta ka soo gaadhay. 'Khatar indho la’aan abid ah'
Dr Tamara Griffiths oo ka tirsan Ururka Dhaqa atiirta Maqaarka ee Britain ayaa aaminsan in waxyaabaha lagu buuxiyo maqaarka ay sababaan dhibaato sababtoo ah "qof walba ayaa duri kara" waxayna leeyihiin khatar sare.
"Indho la’aan abid ah waa mid ka mid ah khata raha. Waa dhif balse waxaa jira kiisas lagu arkay UK," ayay tiri.
Qiimahee ayay ku kacdaa in dibnaha la weyna ystaa? Dibnaha
XIGASHADA SAWIRKA,DR MJ ROW LAND-WARMANN
Iyada oo ku xidhan magaaladaada, xaddiga wey naysashsda, iyo duritaanka, ayaa haddana buux inta dibnaha ayaa ku kici kara meel kasta
$ 500 ilaa $ 1,000. Haddii aad ku nooshahay magaalo weyn sida New York ama Los Angeles, waxaad filan kartaa inaad bixiso ilaa $ 2,000. In kasta oo ay tani u ekaan karto qaali.
Muddo intee la eg ayay shaqeyn kartaa
Muddada ay sii jiri kartaa wuu kala duwanaan karaa isaga oo ku saleys an da' daada iyo xaddiga buuxinta, laakiin guud ah aan, buuxiyeyaasha dibna ha ayaa soc onaya lix bilo od illaa saddex sano ka hor intaada
TACSI TIIRAANYO LEH
Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Direyaan Ehelka Iyo Axsaabta Uu Ka Geeriyooday Wariiye Cismaaciil sheekh Qaliifoo shalay 10-ka MAY 2023-KA ku geeriyooday M/Muqdisho
Maamulka iyo
howladeennada Wargeyska Mog adishu Times Daily NewsPaper iyo guud ahaa n Bahda
Saxaafadda Soomaali yeed ee ku kala su gan dalka iyo dibadda oo kala ah :-Xabiibo Ax med
Jimcaale,{Biibto} Dr.Cismaan Axmed Jimc aale
{Dr.Jimmy}, Yuusuf Cismaan ciil Axmed {Car rabeey},Muuse Maxamed Cismaan
{M.Kimiko}, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe} Maxamed Cali Maxamuud {Madka}
Prof.Yexye Sheekh Caa mir, Maxamed Shiil Xasan{Shiil} C/laahi Maxamed Cumar{
Mucjis,} Xasan Cali Geeseey C/fitaax Ma xamed
Salaad {Diyeeshe}, Al-Fannaan Bashiir Cali Xuseen, C/hi Maxamed Salaad {Dallle}
Madi ino Axmed Jimcaale, Faarax Cumar Nuur,Xil. Max amed Ibraahin Nuur {Macall imuu}
Maxamed Ibra ahin Isaaq {Bakistaan} Cali Maxamed Cismaan {C.Ameeriko} Aadan
C/laahi Maxamed {Aadaamo} ,C/haai Xasan Axmed {She ekhaaloow},Nuurto Cali
Cumar, Farxiyo Cali Qaajo, Falastiin Axmed Xaaji {PLO},Qaasin Neero,C/laahi
Maxamed Xas an {Black} Amiin Yuusuf Qasaaro, C/ raxmaan Maxamed Xasan
{Dhgagaweyne}, Cabdi Aadan G


0 



HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH KHAMIIS 11-KA MAY 2023-KA
..