
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA MAY 2023-KA
XAMZA oo weerar culus ku qaaday PUN TLAND ugana digay arrin xasaasi ah
Ra’iisul Wasaasaraha Soomaaliya Xamza Cab di Barre ayaa hadalkii ugu adkaa kula hadlay maa mulka iyo shacabka Puntland, xilli khilaaf xooggan uu ka dhaxeeyo la bada dhinac.
Xamza, oo ha dalka jeediyey mu aasab ad ka dhac day degmada Kaa raan ee Muqdisho, ayaa Reer Puntland uga digay in taariikhda Soomaaliyeed aysan baal ma dow ugu qormin xilligan.
Ra’iisul Wasaare Xamza, oo aan looga baran hadallada adag, ayaa sheegay in Puntland aysan dowladnimada Soomaaliy eed meeshii laga filayay ka taagneyn, isla markaana caqabad ay ku tahay in dalka Soomaaliyeed iyo qarankaba laga cafiyo shan bilyan dollar lacag dhan.
Wuxuu kaloo uu sheegay inay hortaa gan ta hay in 400 macallin oo ka shaqeyna aya waxba rashada Puntland iyo in deegaa nadeeda laga soo qoro askarta dowladda federaalka.
"Waxaan u sheegayaa dadka Soomaaliyeed ee reer Puntland ee walaalahay ah, ma mudnidiin taariikh madoow in Puntland ku qoranto, in la yira ahdo dayn cafintii Soomaaliya waa fashilantay, yaa fashiliyay Puntland, lama qaadan karo taas, waxaan codsaneynaa horumarka iyo siyaasadda in la kala saaro,” ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamz a oo shacabka Puntland ka codsaday inay diidaan wixii ka dhan ah arrinta dayn cafinta, kana hor-imaadaan ciddii ku lug leh.
"Dhallinyarada Puntland waxay xaq u leeyihiin inay shaqo ka helaan dowladda dhexe, ka badan 400 macallin ayaan diyaar u nahay inaan mushaar siino oo waxbarashada Puntland micno kusoo kor dhiyaan, dhallinyarada haddaan cod ka rabno, wa ad fiican tihiin dhahno, marka ay shaqo heli laha ayeen, ma shaqadaan ka hor istaageynaa, maya, dhallinyarada waa in loo ogolaadaa inay shaqeyst aan, dowladdooda waa inay u ogoladaa shaqoo yinka,” ayuu yiri ra”iisul wasaare Xamza.
Ra’iisul wasaare Xamza ayaa is weydiiyay ci dda mas’uul ka noqon doonta haddii la waayo da yn cafinta Soomaaliya, isagoo sheegay in maam ullada kale ee dalka ka jira ay ka shaqeeyeen nidaamkii dayn cafinta marka laga reebo Puntl and, oo diiday inay kasoo qeyb gasho shirarkii go gol xaarka u ah arrimaha dayn cafinta.
Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa ugu baaqay shac baka Puntland inay arrintaasi iska diidaan oo ay san bar madow ku noqon, inkstoo haddii arrintaasi lagu hungoobo mas’uuliyadda u saariyay maamul ka jira ee uu hoggaamiyo Saciid Deni.
Guddoomiye Madaale oo booqday xarun ta gabdhaha agoonta ee degmada
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xusen Jimc aale (Madaale) ayaa booqday xarunta gabdhaha agoonta ee degmada Boondheere, si uu ugu kuuragalo adeegyada kala duwan oo ay xarunt aasi siiso gabadha Agoonta
ah iyo daryeelkooda. Duqa Muqdisho, ayaa mid mid u kormeeray qeybaha ay xaruntan ka kooban tahay isagoo la kulmay ardayda Agoonta ah oo xi ligaasi kujiray xiisadaho oda waxbarasho, waxa uu na ku dhiiragal iyay in ay ku da’daalan waxbara shada si ay u noqdaan kuwa waxtara mustaqbal kooda iyo dalkooda. Nuurto Maxamed Cadow, oo ah maamulaha xarunta gabadha Agoonta Boon dheere ayaa warbixin kooban siisay guddoomiy aha gobolka Banaadir, taas oo la xariirtay xaalada caruurta agoonta ah, daryeekooda iyo baahiyaha taagan. Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna du qa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale (Madaale) ayaa sidoo kale booqday xarunta Maama Ugaaso ee Degmada Wadajir oo ah goob lagu dary eelo caruurta ah Darbijiifta. Gud doo miye Madaale, ayaa ku bogaadiyay Siraad Maxamed Nuur oo ah milkiilaha xarunta maama Ugaaso sida isxilqaanka leh oo ay ugu istaagtay daryeelka carruurta Soomaal iyeed ee dayacan, isagoo balan qaaday in maamulka gobolka Banaadir uu si gaar ah uga warqabi doono gooba ha lagu daryeelo carruurta Soomaaliyeed.
Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo Danjiraha Indonesia?
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Bare ayaa Dorraad wada-hadal gaar ah la yeeshay Danjiraha dowladda Indonesia u qaabilsan Soomaaliya, Dr. Maxamad Hery Saripudin.
Kulankan oo ay ra’iisul wasaaraha ku wehlinay een howlwadeeno ka tirsan xafii kiisa ayaa waxaa looga hadl ay arrimo ay ka mid yihiin xiriirka qotoda dheer ee u dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii hor umarin lahaa.
Sidoo kale waxa ay labada dhinac si gaar ah u dul istaageen muhiimadda ay leedahay in la dhii rrigeliyo iskaashi mug leh oo dhinacyada dhaqaal aha, dhaqanka iyo bulshada ah oo dhex mara labada waddan.
Dhanka kale, wasiirka arrmaha dibadda, Abshir Cumar Huruuse ayaa isla Dorraad kulan kan lamid ah la yeeshay safiirka Indonesia, Danjire Dr. Moha mad Hery Saripudin.
Wasiir Huruuse iyo Danjiraha ayaa waxa ay ka wada-hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iska ashiga dhinacyada diblu maasiyadda, ganacsiga, waxbarasha da iyo amniga.
Qoraal kooban oo ka soo baxay wasaa radda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caal amiga ah ayaa lagu faahfaahiyay muhiim adda kulankan oo sidoo kale lagu soo qaad ay fududaynta dalku-galka ( Visa) labada dal.
Sidoo kale waxa ay isla garteen labada ma s’uul abuurista fursado ganacsi oo dhex-ma ra wadda mada Soomaaliya iyo Indonesia.
"Waxaan isla garanay muhiimadda ay leeda hay abuurista fursado ganacsi oo dhex-mara ganacastada labadeena dal, fu dudaynta dalku-galka ( Visa) laba da dal, iyo inaan iska taageerno golayaasha caal amiga ah, Maa daama dalkeennu dadaal ugu jiro ka mid noqo shada xubnaha aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka iyo qaadista cunaqabataynta hubka ee wakhtiga dheer ina saaran” ayuu yiri Wasiir Abshir Huruuse.
Saciid Deni oo weerar culus ugu jawaa bay Xasan iyo Xamza
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa weerar culus uga jawaab ay hadalo kasoo yeeray madaxda sa re ee dowladda fe de raalka Sooma liya.
Saciid Deni ay aa khudbad u jee dinayay isku soo baxyo ka dhacay Gaalkacyo oo qeyb ka ahaa doorashooyinka lagu muransan yah ay ayaa waxa uu ku eedeyay madaxweynaha Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu federaal diid yahay, had dana uu kasoo horjeedo dim uquraadiy eynta Pun tland, sida uu sheegay. "Xa san Sheekh federaal diidnimada waxa uu ku dar sadey dimuqraadiyad diidnimo, naceybka kusoo duulay Laascaan ood ka yeeli mayno inay burbur iyaan Punt land,” ayuu yiri madaxweynaha dowl ad-goboleedka Puntland Saciid Deni.
Waxaa uu intaas sii raaciyay "Muuse Biixi hadal adii uu Dorraad ka yiri Baarlamaanka waa waxay isla ogaayeen isaga iyo madaxweyne Xas an Sheekh. Marnaba cidna uga heebaysan mayno in aan difaacno sharafta iyo dowladnimada dad keena.”
Saciid Deni ayaa waxa uu ku eedeeyay Xasan Sheekh inuu qeyb ka yahay qorshaha lagu dumin ayo Laascaanood, uuna hadda kala socdo weerar kii uu dhawaan Muuse Biixi uu ku qaaday maamul ka Puntland, inkasta oo uusan soo bandhigin cadeymo xoojinaya hadalkiisa.
"Puntland waxaa ku socda dagaal dheer iyo colaad gaamurtay oo aan loo meel dayin, maal inba maalinta ka dambeysa waxaa noo soo rumo waya waxyaabo meelo qaar lagu soo maleegay. Shirkii saddex geesoodka ahaa ee Laascaanood lagu burburiyey haddana la rabo in Puntland lagu burburiyo farriintiisa waa nasoo gaartey, difaace eda diyaar baanu u nahay,” ayuu yiri.
Madaxweyne Deni ayaa sidoo kale waxa uu we erar shaqsi ah ku qaaday ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo Habeen hore eedeyn culus u jeed iyay maamulkiisa, isaga oo uu ku tilmaamay xog hayaha iyo shaqaalaha madaxweyne Xasan.
"Xoghaynta madaxweynaha ee hadda ra’iisul wasaaraha sheegta farriinta uu kusoo faray waan maqalnay. Shaqadiisi (Xamza) madaxweynaha ay aa qaatay mid cid buu shaqo siin karaa,” ayuu yiri Deni oo si yaab leh uga jawaabay eedeyntii uu jee diyay ra’iisul wasaaraha ee aheyd in Puntland ay fashilinayso barnaamijka deyn cafinta Soomaaliya.
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay inuu ka hortagayo nacabka kusoo duulay, isaga oo ku adk eystay inay ka go’an tahay xoreynta gobolka Sool, oo uu hadda ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidama da Somaliland iyo kuwa deegaanka ee SSC.
Hadalka Deni ayaa imanaya xili uu dhawaan madaxweynaha Soomaaliya uu si weyn u dhaliilay maamulka uu hoggaamiyo ka gadaal xiisadda si yaasadeed ee ka taagan halkaasi, islamarkaana uu ra’iisul wasaaraha ku eedeeyay maamulka Pun tland inuu wado fashilinta dadaallada ay wado dowladda federaalka.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soo maa liya oo booqasho rasmi ah ku gaar ay Qatar
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaal iya oo booqasho rasmi ah ku gaaray Qatar-
Wasiiru dowlaha Arrima ha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Md.Cali Maxa med Cumar, ayaa gelinkii da mbe ee Dorr aad oo ah Tala ado booqasho rasmi ah oo dhowr maalmood ah ku gaaray Caasimadda dalka Qatar ee Doha , iya doo garoonka diyaaradaha ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Hab-maamuuska ee Wasaaradda Arrimaha Diba dda Qatar iyo Siihayaha Safaaradda Soomaaliya.
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda ayaa inta uu booqashada ku joogo dalkaasi waxa uu la kul mi doonaa dhiggiisa Qatar si ay uga wadahadlaan sare u qaadidda xiriirka labo geesoodka, dardar-gelinta heshiisyadii hore loo saxiixay iyo xoojinta iskaashiga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah oo dhan waliba ah oo nacfi wadaag u leh lab
ada dhinac.
Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliya oo oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Indo nesia u qaabilsan Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caa lamiga ah Mudane Abshir Cumar Huruuse ayaa Dorraad xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamh uuriyadda Indone sia u qaabilsan dalkeenna Danjire Dr. Mohamad Hery Saripudin, oo ay ka wa da hadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo Iskaashiga dhinacyada Di blumaasiyadda, ganac si ga, waxbarashada iyo Amniga.
"Waxaan isla garanay muhiimadda ay leedahay abuurista fursado ganacsi oo dhex-mara ganacast ada labadeena dal, fududaynta dalku-galka ( Visa) labada dal, iyo inaan iska taageerno golayaasha caalamiga ah, Maadaama dalkeennu dadaal ugu jiro ka mid noqoshada xubnaha aan joogtada aha yn ee golaha ammaanka iyo qaadista cunaqaba taynta hubka ee wakhtiga dheer ina saaran” ayuu yiri Wasiir Huruuse.
Xil wareejin ka dhacday dowladda hoose ee Xamar
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maa liyadda gobolka Banaadir Ciise Guure ayaa xilka u kala wareejiyay agaasimihii hore ee waaxda sha qada iyo shaqaalaha gobolka iyo agaasimaha cusub ee waaxdaasi.
Agaasimaha cusub ee waaxda shaqada iyo shaqaalaha maa mulka gobolka Bana adir iyo dowladda ho ose ee Xamar Xuseen Cabdu llaahi Xasan ayaa xil ka kala wareegay ag aasimihii hore ee waa xdaasi Muuse Sheekh Cali Eybakar.
Munaasabada xil-wareejinta oo ka dhacday Aqalka dowladda hoose ee Xamar ayaa waxaa go objoog ka ahaa agaasimeyaal guud, agaasime waaxeedyo iyo howl-wadeeno kale oo ka tirsan maamulka gobolka Banaadir iyo dowladda hoose ee Xamar.
Geba-gabadii munaasabada ayaa waxaa hadal kooban oo isugu jirtay mahadcelin iyo dardaaran halkaasi ka jeediyay guddoomiye ku-xigeenka ma amulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Ciise Guure.
Guddoomiyaha ayaa wuxuu uga mahad-cel iyay agaasimihii hore ee waaxda shaqada iyo sha qaalaha howlihii adkeyd oo uu kasoo qabtay xaf iiskaasi, isaga oo dhinaca kalena kula dar-daar may agaasimaha cusub ee waaxda in la dardar-ge liyo howlaha xafiiska shaqada iyo shaqaalaha.
Waaxda shaqada iyo shaqaalaha ee gobolka Banaadir ayaa waxay kamid tahay xafiisyada ugu muhiimsan maamulka gobolka Banaadir iyo dowladda hoose ee Xamar.
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga ay qaadeyso Imtixaanka Shaha ad ga ee Dugsi yada Sare
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in la qaadi doono Imtixaanka Qaranka ee Dugsiyada Sare ee Dalka 27-ka May 2023.
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaar adda ay aa waxaa lagu yiri” Ha dda ba wax aa la farayaa Ardayda, Waalidiinta, Mac allimi inta iyo Maamulayaasha in ay u diyaar garoo baan Imti xaanka Maalmaha yar ee ka dhiman”
Dowladda Soomaaliya ayaa sanad kasta Bisha May waxaa ay qaadaa Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare, kaas oo laga qaadayo Ardayda kunool Muqdisho iyo dowlad Goboleedyada marka laga reebo Puntland iyo Somaliland
Ujeedka munaasabad ka dhacday Xal ane oo ay ka qeyb-galeen DF iyo wakiil ada caalamiga
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xam za Cabdi Barre iyo xubno ka tirsan Golaha Wasi iradda ayaa ka qeyb-galay munaasabad ku saab san Maalinta Midnim ada iyo Nabadda ee Yurub oo ka dhacday gudaha xarunta Xalane.
Mudane Xamza ayaa Midowga Yurub ugu ham balyeeyey maalintan taariikhiga ah ee muujinaysa qiimaha ay leedahay iskaa shiga dalalka, daris-wanaagga iyo wax-wada qabsiga.
Sidoo kale waxa uu sheegay in tusaale u yah ay ururrada iskaashi iyo goboleed ee caalamka intiisa kale, maadaama ay dhabbaha u xaareen walaalnimo iyo wada-nolaasho shucuubta qaarad daas, awood maamul iyo mid dhaqaalena ay ku heleen midnimadooda, taas oo waxtarkeedu uu gaaray dalal badan oo soo kobcaya oo ay ka mid taha
"Waxaana ka mahadnaqayaa fursaddan aan u helay in aan bogaadiyo taageerada hagar la’aane ed ee Midowga Yurub ku bixiyo horumarka iyo bar aaraha Soomaaliya. Taageerada Midowga Yurub ee dhanka amniga, caafimaadka, waxbarashada, dowladnimada, arrimaha gargaarka IWM, ayaa ah mid loo aayey,” ayuu yiri ra’iisul wasaare Xamza.
Ra’iisu Wasaaraha ayaa xusay in qorshaha-wadashaqeyneed ee labada sano ee socota ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ay dhawaan kala saxiixdeen uu ka tarjum aya mudnaanta ay xukuumaddiisu siinayso xiriirka labada dhinac iyo sida ay muhiimka u tahay in mar xaladdan la xoojiyo garab istaagga dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.
"Taageeradiinnu waxay mahuraan u tahay dhis maha nabad iyo xasillooni waarta oo ka dhalata Soomaaliya, taas oo dhanka kale ka qaybqaadane ysa kobaca iyo horumarka dalka. Dowladdeyda waxaa ka go’an dhisidda hay’ado qaran oo wax-ku-ool ah, islamartkaana kulansaday karti iyo hufnaan”.
Midwoga Yurub ayaa dhankooda uga mahad-celiyey Ra’iisul Wasaaraha Xukuu madda ka qe yb-galka munaasabaddooda sannadlaha ah, waxayna soo dhoweeyeen geeddi-socodka wad as-haqaynta ee dhawa an la isla ansixiyay.
Waxay ku bogaadiyeen dowladda feder aa lka Soomaaliya dadaalka dhabta ah iyo horukaca ay ku tillaabsatay, gaar ahaan xoreynta dalka, nabad daynta iyo horum arinta.
Puntland oo jawaab ka bixisay eedayntii raysal wasaare Xamse usoo jeediyay madaxweyne Deni
Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay eedayntii ay soo jeedis ay Dowladda federalka Soomaaliya, taasoo ah ayd inay Puntland fashi linayso dadaalada day nta Soomaaliya.
Wasiirka qorshaynta Puntland, Maxamed Siciid Faroole, oo Garowe ku la hadlayay kumanaan shacab ah, ayaa sheegay Puntland in aysan jirin wax mashaariic ah oo ka soo gaaray deymihii bala ayiinta ahaa ee magaca Soomaaliyeed lagusoo qaaday ee la siiyay Dow ladda federalka. Wasiirka wuxuu sheegay deyma haas in lagu fuliyay mashaariic aan soo dhaafin Muqdisho iyo Hargeysa, sidoo kale wuxuu sheeg ay, in qaar kale oo dayntaas kamid ah ay masuq maasuqday Dowladda Soomaaliya ee hadda jirta.
"Dayn nala kuma leh annagu. Lacagta daynta ah ee Soomaaliya magacyadeeda ay dowladihii hore ku qaateen, waxay ahayd lacag mashaariic lagu fuliyay. Mashaariicdaas haddaanu nahay reer Puntland hal mashruuc nagama soo gaarin. Puntland labo mashruuc ayaa laga fuliyay, waana madaarada Bosaso iyo Garowe, waxayna deeq ay bixisay Talyaaniga, ayuu yiri Siciid Faroole.
Siciid Faroole wuxuu sheegay dowlada federa lka inay doonayso labo bilyan oo dayn ah oo la musuq maasuqo oo lagu bu rburiyo dalka.
Wuxuu sheegay Puntland in aysan yee lidoonin dayn aysan waxba ka ogayn, islamarkaana aan lagala tashanin in laga cafiyo Soomaaliya.
Hadalka Puntland ayaa yimid xilli Raysal wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre uu Habeen hore ku eedeeyay madaxwey naha Pun tland inuu cuuryaaminayo dayn cafinta dalka.
Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo daah furay madasha Isku-duwidda dee qaha horumarinta dalka
Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Jaamac ayaa Dorraad daah-furay madasha Iskaashiga horumarinta Soomaaliya iyo Beesha caalamka oo ay soo qabanqaabisay wasaraadda qorshaynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha,kaas oo ah hannaan cusub oo wada-shaqayneed oo u dhaxeeya dawladda Soomaaliya iyo deeq-bixiyayaasha.
Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha dowlada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamud Cismaan (Beenebeene) ayaa faahfaahin ka bixiyey muhiimadda ay madashan u leedahay umadda Soomaaliyeed iyo waxyaabaha laga filan karo in ay soo kordhiso, waxaana madashan ay kor u qaadaysaa isku-dubbaridka iyo in mashaariicda la waafajiyo qorshayaasha horumarineed ee dalka.
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay in madashan ujeedkeedu yahay isku dubaridka iyo hagaajinta gargaarka iyo kaalmada horumarineed ee deeq-bixiyeyaashu siiyaan dalkeena iyo sidii loo yeelan lahaa madal ka shaqaysa iskaashi joogto ah, si looga wada shaqeeyo horumarka guud ee dalka, isagoo intaa ku daray xukuumadda Danqaran ay hiigsanayso in ay dawladda la gaarsiiyo heer isku filnaansho iyo isku tashi ah.
Madashan oo ay hor-kacayso dawladda Soomaaliya ayaa waxaa qeyb ka ah bulshada caalamka ee taageera horumarka Soomaaliya, ururrada bulshada rayidka ah iyo sidoo kale daneeyayaal kale oo caalami ah.
Ciidamo gadoodsan oo xirtay bar-konta rool oo ku yaal Garoowe
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaar aya magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nug aal ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa maa mulka Puntland ayaa xirtay bar-kontarool oo ku yaalla waqooyiga magaalada Garoowe.
Ciidamadan oo ka tirsan kuwa Booliska Pun tland ayaa la sheegay inay ka gadoo dsan yihiin mushaar la’aan, taasi oo keen tay inay xirtaan kontaroolka bari ee maga alada Garowe.
Kontaroolkan ay xirteen ciidamada gadoodsan ayaa muhiim u ah isku socodka dadka iyo gawaarida xamuulka, waxaana gebi aha anba joogsaday isku socodka gaadiidka ku safra waddadaasi laamiga ah oo isku xirta magaalo oyinka Garoowe iyo Boosaso.
Ciidankan oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa waxay ku eedeyeen madax weynaha maa mulka ee Saciid Deni inuu mushaarkii ciidamada Puntland ku galay ololaha doorashada, xilli uu maamulkaasi ka taagan yahay khilaaf siyaasad eed xoogan oo ka dhashay arrimaha doorasho oyinka,
Arrintan ayaa kusoo aadeysa ayada oo mada xweyne Deni uu ku sugan yahay magaalada Gaal kacyo ee gobolka Mudug, halkaasi oo uu ka wado ololaha siyaasadeed ee ururkiisa Kaah, kaasi oo taageero loogu raadinayo doorashooyinka uu qeybta ka yhay ee doorashooyinka qof iyo cod ah.
Horraantii bishaan ayay aheyd markii ay ciid amo gadoodsan oo ka tirsan kuwa maamulka Pun tland ayaa xirtay bar-kontarool oo ku yaalla waqooyiga magaalada Gaalkacyo.
Ciidamadaas ayaa sidoo kale waxay ka gad oodsanayaan mushaar la’aan, iyaga oo sheegay in muddo dhowr bilood ah aysan qaadan wax mu shaar ah, oo ay xuquuqdooda kaga maqan maa mulka Puntland, sida ay sheegeen.
Ma ahan markii u horeysay ee ciidamo ka ti rsan maamulka Puntland oo ka gadoodsan mu shaar la’aan ay xirtaan baro kontarool, balse waa arrin dhowr jeer oo hore sidaan oo kale uga dha cday magaalooyinka Puntland.
Si kastaba, Maamulka Puntland ee uu hoggaa miyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa muddooyinkii dambe wajahayay culeyso uga imaanaya bulsh ada iyo siyaasiyiinta mucaaradka, kadib markii lagu eedeeyay in xukuumadda ay ku mashquush ay meel-marinta damaca hoggaanka sare ee maamulkaasi.
SSC oo qaadatay mowqif culus kadib go’aankii Biixi uu ku adkeystay
Isimida SSC ayaa shaaciyay in xabad joojin ay san dhaceyn oo wada-hadal ay la galayn Som aliland, kadib go’aankii uu madaxweynaha Somali land Muuse Biixi Dorraad ka hor sheegay Baar lamaanka.
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa Baarlamaanka ka sheegay in marnaba aan Somaliland laga sugin in ciidamadeeda kala baxdo gobolka Sool, xilli ay baaqyada caalamiga ah iyo kuwa gudaha ahba ay soo jeediyeen in ciidamada Somaliland ka baxaan gobolka si labada dhinac ay miiska wada-hadalka iskugu imaadan.
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka Guud ee SSC ayaa sheegay in aysan wada-hadal la fureyn Somaliland inta ay ciidamadooda jooga an Sool, isaga oo ka dhawaajiyay aysan marnaba is dhiibi doonin marnaba oo ay la dagaalamayaan, "Shacabkeygu waxay doorteen in ay dhintaa halkii ay gunimo kaga noolaan lahaayeen.” "Wada-ha dalku waxa uu ku iman karaa oo kali ah haddii cii damada Somaliland laga qaado goobaha ay kaga sugan yihiin gobolka Sool, markaas ayaanu cafin karayna ama aarsan karay na, laakiin inta ciidan na dul joogo wax wada-ha dal ah oo noo dhaxaynaya majiro,” ayuu yiri Garaad ka Guud ee SSC.
Garaadka ayaa intaas sii raaciyay "Wada-had alku waxa uu ku iman karaa oo kali ah haddii ci idamada Somaliland laga qaado goobaha ay kaga sugan yihiin gobolka Sool, markaas ayaanu cafin karayna ama aarsan karayna, laakiin inta ciidan na dul joogo wax wada-hadal ah oo noo dhaxa ynaya majiro.”
Sidoo kale, waxa uu ka jawaabay garaadku hadal kasoo yeeray guddoomiy aha Golaha Guu rtida Somaliland Saleeba an Maxamuud Aadan, oo uu ku sheegay in garaadadu ay wada-hadalka diideen.
"Kii soo duulay ee dadka guryihiisa ku dhex jir ay ee duminayay ee dhiiga daadi nayay, ayaa leh nabad-galyadii cid ayaa ku ciyaaraysa, waa nasiib daro nin aad kusoo duushay oo aad dadkiisii lay nayso in aad hadana tadha wada-hadal kii ayuu diiday,” ayuu yiri Garaad Cali Garaad Jaamac
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in xabad joojinta ay Somaliland ku andacooto ay ogolaa nayaan haddii ay ciidamada Somaliland ku guur ayaan waqti kooban, laakiin aysan ogoleyn wax xa bad joojin oo kale oo dhex-marta.
"Majiro xad ay saxiixeen aabihii awowgii toona oo Somaliland leedahay, sida uu sheegay Muuse Biixi” ayuu hadalkiisa sii raaciiyay Garaadka Guud ee SSC Garaad Jaamac Garaad Cali.
Xukuumada Somaliland oo ka hadashay rab shadihii Isniintii ka dhacay Borama
Xukuumada Somaliland ayaa tilDorraady in dad aan ahayn qoyska askarigii la dilay ay soo aba abuleen rabshadihii ka dhacay Borama, isla mar kaana maxkamad lala tiigsan doono.
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Max amed Kaahin Axmed ayaa sheegay in qoyska askariga dhintay anay shaqo ku lahayn qalalaasaha, lakiin dad ujeedo kale lihi ay ka danbeeyeen.
"Naxli iska huursana oo dad gaar ahi ay wade en ayaa kaasoo dhigtay dariiq iyo sabab geerida marxuum kaas, marxuumka eheladiisii qabiilkiisii, qoyskii uu ka tirsana in anay jirin wax dhib ah oo ay arrintaa ku leeyihiin" ayuu yidhi Wasiir Kaahin.
Wasiirku waxa uu sheegay in dadka mudaharaadka hormoodka u ahaa anay badan koodu reer Borama ahayn, isla mar kaana dad badan oo la qabtay intii rabsh aduhu socdeen ay ahaayeen dad meelo kale ka yimid, maxkamadna la gayn doono.
Wasiirku waxa uu sheegay in gacan ku dhii glaha dil lagu xukumay isla markaana fulinta dilka asi uu usoo dhamaan doono si wanaagsan oo qo yska dhibanaha iyo xukuumaduba isku waafa qsanyihiin. Qoyska askariga la dilay ayaa iyaguna dhan kooda sheegay in anay wax gacan ah ku lahayn rabshadaha ka dhacay magaal ada, iyaga oo cam baareeyay kuna tilmaamay rabshado la doonayo in waxyaabo kale looga faa'iidaysto.
Wasiirka ayaa dhinaca kale ka hadlay dad had aladoodu baraha bulshada ku baaheen iyaga oo leh, waa in dilal qorshaysan laga fulayaa Borama, si loo kuciyo shacabka, kadibna dilalka loogu eedeeyo xukuumada Somaliland. "Dadka magaco odiina la hayo, sawirkoodiina la hayo ee leh qur baha ayaad joogtaan oo laydinma soo raad raaci karo, ee leh hala dilo Saleebaan Axmed Guuleed, ma qofka hala dilo leh ayaa deegaanka waxtaray mise Saleebaan" ayuu yidhi Wasiir Kaahin.
Sida uu xusay taliyaha booliiska ee gobolka Aw dal 7 qof oo shacab ah iyo 60 askari ayay dhaaw acyo kasoo gaadheen rabshadihii Isniintii, waxaa na xabsiga la dhigay in ka badan 70dhallinyaro ah
Soomaaliya iyo Masar oo iska kaashanaya sidii wax looga qaban lahaa isbeddelka cimil lada.
Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cim ilada Xukuumadda Fedaraalka Soomaa liya, marwo Khadiijo Maxamed Makhsoumi, ayaa kulan la qaa datay dhiggeeda dalka Masar marwo Yasmine Fouad.
Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay sidii wax looga qaban lahaa arrimaha deegaanka iyo isbed delka cimilada oo adduunka khatar ba’an ku haya, saameyn na ku yeeshay no losha dadka iyo duunyada. Intii kulanku socd ay waxay sidoo kale ka wa da hadleen labada wasiir si dii loo xoojin lahaa xiriirka la bada dal iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen dhanka khibradaha .
WARAABE: Khudbadii madaxweynaha waxay aheyd is dila
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si weyn u dhaliilay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, oo uu ku eedeeyay in Somaliland uu ku wado burbur.
Md. Faysal oo ka fal-celiyay khudbad sanadee dkii uu mada xweyne Muuse Biixi uu Dorraad ka jeediyay Baarlamaanka ayaa waxa uu ku tilmaamay khudbad aan la fileyn oo macnaheedu ka dhigna is dila, sida uu hadalka u dhigay.
"Khudbadiisi Dorraad, lama filayn Dorraad oo aynu doonayno in uu dalkeenu midoobo oo huwa nta dalka soo weerartay gacmaha iska qabsano oo khilaafka gudaheena aan xalino, oo uu horseed ka noqdo ilayn kursigii madaxweynaha ayuu fad hiyaaye in uu khudbad lasoo shir tago khudbad macnaheeda uu ahaa is dila,” ayuu yiri Md.Faysal
Md. Faysal ayaa sidoo kale waxa uu ka hor yim id hadalkii Biixi uu xisbiyada ku sheegay ururo, oo uu sheegay inuu u sameynayo sidaas muddo xilee dkiisa dahamaaday iyo damaciisa guran.
"Haddii xisbiga Kulmiye urur noqday suurta-gal ma ahan in madaxweyne uu matalo ururo, ma urur madaxweyne leh ayaa la arkay. Sharcigii shanta sano wuu ka dhacay, ma waxaa aragteen meel ay ku taallo guddoomiye guurti oo isaga qudhiisa uu labaatan sano fadhiyo ayaa u kordhiyay,” ayuu yiri guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Ucid ee Somaliland.
Waraabe ayaa waxa uu sheegay in sharci ahe yd in xoog madaxtooyada kaga soo saaraan Muu se Biixi, maadaama uu dhameystay muddadii uu dastuurka u ogolaa, balse ay shacabka iyo nabad da u tudheen.
"Muusow, Somaliland oo dhan ayaa magac xu mo u keentay, anaga oo haybad leh oo na-laga ba qo oo ciidankeena, oo Soomaali oo dhan sharaf noo hayso ayaa Dorraad nala leeyahay ma sidaan ayaa aheydeen.”
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in cid ka sta oo taageersan madaxweyne Muuse Biixi inay ka qeyb qaadanayso bur-burinta Somaliland, isla markaana loo baahan yahay in xilka laga qaado, haddii kalena ay ka tashan doonaan.
"Wax lagugu soo xasuusto oo kheyr ah laga ma hayo (Muuse Biixi-yow) oo magac xumo ayaa la joogta. Waqtigaaga wuu dhamaaday ee wax uun ha lagugu soo gaadho ee qabo doorashada.”
Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Mada xweynaha Somaliland
Maamulka Puntland ayaa jawaab ka bixiyay ha dal Dorraad ka soo yeeray madaxweynaha Soma liland Muuse Biixi Cabdi, oo ahaa in Puntland ay qayb ka tahay colaadda muddaba ka taagan M/ Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool.
Wasiirka warfaafinta PuntlandMaxamuud Caydiid Dirir, ayaa BBC-da u sheegay in Puntland aaney qayb ka aheyn dagaalkaasi waxaana dhankiisii uu ku eed eyay Madaxweyne Biixi in ay dadka la dagaallam aya ay yihiin kuwiii uu dulmiyay waa sida uu hadal ka u dhigaye, mana ahan markii ugu horreysay oo labada dhinac waa Puntland iyo Soomaaliland ay hadallo caynkaan kale ah warbaahinta isku mar iyaan.
Waxaa uu hadalkiisa uu intaasi kudaray Wasiir ka in Madaxweyne Muuse Biixi uu goor hore ku eedeeyay dagaalka Magaalada Laas-caanood qeyb ka yihiin dad kala duwan, sida Puntland, do wladda Federaalka, dowlad degaanka Soomaalida iyo Al-Shabaab, balse dadka kaliya ay goobta ku dagaalamaya ay yihiin Ciidamada degaanka iyo kuwa Somaliland.
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Ca ydiid Dirir, ayaa sidoo kale sheegay in Somaliland dadka la dagaalamaya ay yihiin dadkii uu dulmi yay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cab di, isla markaana mowqifka Puntland uu yahay in taladooda loo ogolaado dadka Magaalada Laas-Caanood, lagana daayo madaafiicda lagu garaac aayo. Tan iyo markii uu billaawday dagaalka Mlaa -Caanood ayaa Somailand iyo Puntland waxaa ay midba midka kale ku eedeeynayeen inay huri na yaan Colaada magaalada Laas-Caanood, waxa ana weli jirin cid xal ka gaartay colaadaas, isla markaana dhinacyadii dagaalamay ay weli is hor-fadhiyaan.
Balanballe: Xaflad aroos oo isku beda shay Tacsi kadib markii la dilay..
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dhacdo xanuun badan oo ka dhacday agagaarka degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, kadib uu dil ka dhacay go ob ay xilligaas ka so cotay xaflad Aroosa .
Arooska ayaa isku beddalay tacsi, waxa yna goob ta oo ay ku sugnaayeen dadwe yne fara bad an oo faraxsan, balse goobta ayaa hal mar isku bedashay meel ay murugo taallo.
Dhacdada ayaa ka dhalatay dagaal dhex-maray laba wiil oo dhalinyaro ah oo ku sugnaa xafladda, kuwaas oo murmay, kadibna uu dhex-maray dag aal gacan ka hadal ah.Wariye ku sugan degmada Balanballe oo la socday dhacdadaasi ayaa ka warbixiyay sida ay wax u dhaceen, waxaana uu sheegay in mid ka mid ah wiilasha ay murmeen kadibna uu midkoo doontay qoray, sidaasina ku dilay wiilkii kale oo ay ku wada dagaalameen arooska.
"Meel u dhow degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud waxaa Habeen hore ka dhacday in la ba wiil oo dhalinyaro ah oo ku sugnayd goob ay ka socotay xaflad aroos in dagaal uu dhex-maray, taasina ay keentay in wiil kamid ah uu halkaasi ku geeriyoodo,” ayuu yiri wariyuhu.
Sidoo kale wuxuu intaasi raaciyay "Muran ka dib mid kamid ah wiilasha ayaa hub doontay, ka di bna uu soo qaatay qoray AK47 ah oo uu adeeg saday dilka”. Dhanka kale waxaa deegaanka ay mashaqada ka dhacday gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Galmudug, kuwaas oo ugu damb eyn gacanta kusoo dhigay eed eysanaha oo haat an ku xiran saldhigga deg mada Balanballe ee go bolka Galga duud ee bartamaha dalka.
Dilkan ayaa argagax ku reebay dadka deega anka, madaama ay si lama filaan ah tacsi isugu be ddashay xafladdii arooska ee ka socotay halkaasi.
Si kastaba, deegaanada Galmudug ayaa si weyn looga bartay dilalka la xariira aanooyinka qa biil, balse dhacdadaan ayaa ka bedalan, taas oo argagax ku reebtay dadka deegaanka.
Booliska Uganda oo sheegay in ay ka hortag een Weerar qaraxyo ah oo lala da macsanaa Magaalada Kambaala
CiidamaddaAmniga dalka Uganda ayaa gac anta ku dhigay 6 qof oo looga shakisan yahay in la gu helay walxaha qarxa oo la qorsheynayay in loo adeegsado dibadbaxyada dowladda looga soo horjeedo ee ka dhacaya magaalada Kampala ee Caasimada dalka Uganda .
Booliska Uganda ayaa sidoo kale sheegay in ay qabteen alaabo ay ka mid yihiin 12 dhalo oo khamri ah, boorka dhuxusha, so kor, jeergaano shidaal ah, sanduuqyo kabriid ah, koofiyadda qaraxa, dy namite, iyoAgab kale.
Dibad baxyo oo la qorsheeyay in dalka oo dhan ka dhaco ayaa waxaa soo qaban qaabiyay kooxda u dooda xoriyada dalka Uganda, waxaana looga soo horjeeday dhaqaalo xumo iyo musuq maasuq ka jira dalka.
Ammaanka Magaalada Kampala ayaa aad loo adkeeyay iyadoo booliisku ay shee geen in diba dbaxyadu ay sharci darro kuwo sharci darro ah.
Major Charles Kabona, oo ah afhayeen ka ciidamada difaaca Uganda, ayaa sheeg ay in howl galada wadajirka ah ay qaadeen iyagoo ku saley san xog la helay subaxnim adii Isniinta.
Dalka Uganda ayaa horey waxaa uga dhacay qaraxyo dad bdan ay ku dhinteen oo ay geysteen Al-Shabaab.
Turkiga oo diiday in S-400 la geeyo Ukraine
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa sheegay in Ankara ay diiday in S-400 ee difaaca hawada ee lagu farsameeyo Ru ushka ay u soo dirto Ukraine.
Cavusoglu ayaa wareysi uu siiyay Habertürk ku sheegay in Mareykanka uu u soo ban dhigay Ankara inay u soo dirto nidaamka difaaca hawada ee S-400 ee uu Ruush ka sameeyay Ukraine, balse Turkigu wuu diiday.
"Waxay soo jeediyeen hindise si toos ah u qus eeya madax-banaanidayada, sida in nala siiyo kan taroolka, in la siiyo meel kale. Aaway Madaxbanaa nideenii iyo Qaranimad eenii? ayuu yiri wasiirku.
Sannadkii hore, madaxweynaha Turk iga, Rec ep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in sheegasha da ah in Ankara ay siin karto Ukraine nidaamke eda gantaallada S-400 si ay ugu beddelato cun aqabataynta laga qaadayo ay tahay qorshe lagu bartilmaame edsanayo Ankara oo looga dan lee yahay in lagu huriyo dhibaatooyinka waddanka.
Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in Pentagon uu wadahadal dheer la yeeshay Ankara sidii S-400 loogu diri lahaa Kyiv si loogu beddelo Turkiga ku biirista barnaamijka jiilka shanaad ee F-35 iyo cunaqabataynta laga qaado.
Turkiga ayaa markii hore iibsaday S-400 sana dkii 2017-kii, isagoo xiriirkii uu la lahaa Mareykan ka geliyey xiisad. Natiijadii heshiiska, maamulka Trump ayaa Turkiga ka saaray barnaamijka F-35 ka dibna cunaqabatayn ku soo rogay hay’adda warshadaha difaaca ee dalka iyo madaxdeeda.
Mareykanka ayaa sheegay in nidaamka difaaca cirka ee uu sameeyay Ruushka uu halis ku yahay barnaamijkiisa diyaaradaha dagaalka ee F-35. Saraakiisha Mareykanka ayaa ku andacoonaya in S-400 radar oo awood badan uu u ogolaanayo Ruushka in ay basaasaan diyaarada casriga ah ee F-35. Soomaaliya iyo Indonesiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo xabsiga loo taxa abay.
Ra’iisul wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa waxaa xabsiga u taxaabay saraakiil ka tirsan ciidamada qalabka sida xilli uu ku sugnaa afaafka hore ee max kamadda sare ee caasimadda Islam abad.
Mr Khan ayaa ka soo ho rmuuqday maxk amada isa goo lagu eedeyay musuq ma asuq, halka uu ku dooday in eedeyntaasi ay salka ku heyso arrimo siyaasa deed. Wararka ayaa sheegaya in Mr Khan ay xireen ciidamada oo wata gawaarida gaashaaman kadib markii uu gudaha u galay dhismaha maxk amada. Waxaa xilka RW laga tuuray bishii April ee sanadkii hore, waxa uuna tan iyo markaas u olo leynayay doorashooyinka in la qabto xilli hore.
Israel oo weerar shacab iyo madax sare lagu laayey Dorraad ku qaaday Marinka Gaza
Israel ayaa Dorraad duqeyn oo xooggan oo ka dhan ah kooxda Islamic Jihad ku qaaday Marinka Gaza, waxaa sidaas ku dhowaaqay militarigeeda, ayada oo wasaaradda caafimaadka maamulka Xamza ee Gaza ay sheegtay in 12 qof lagu dilay.
Wasaaradda ayaa sheegtay in haween iyo caruur ay ka mid ahaayeen dadka dhintay, hase yeeshee ma bixin faah-faahin dheeri ah oo ku saabsan aqoonsiga dhibb anayaasha.
Weriye ka tirsan AFP oo ku sugan Gaza ayaa arkay dab ka holcaya dusha sare ee dabaq kadib markii duqeymaha ay hale eleen, ayada oo baab uurta gurmadka deg degga ah ay daad-gurayna yeen dhibbanay aasha.
Ciidamada Israel ayaa sheegay inay beegsade en saddex hoggaamiye oo ka tirsan Islamic Jihad, oo ah koox ay u aragto argagixiso.
Bayaan ay soo saareen ayey saddexda hogg aamiye ee la beegsaday ku sheegeen Jihad Ghan nam iyo Khalil Al-Bahtani oo lagu beegsaday Mari nka Gaza iyo Tareq Ezzdine oo lagu weeraray Daanta Galbeed.
Islamic Jihad ayaa xaqiijisay in saddex ka mid ah saraakiisheeda sare la dilay, ayada oo bayaan ay soo saartay magacyad ooda ku sheegtay Jihad Ghannam, oo ahaa xoghayaha golaha militariga ee guutada Al-Quds, iyo Khalil al-Bahtini oo taliye sare ka ahaa garabka militari.
Qofka saddexaad, Tareq Ezzedine, ayey Islamic Jihad ku qeexday "mid ka mid ah madaxda howl gallada militari ee Daanta Galbeed ee la haysto, kaasi oo ka howlgalayey Gaza.”Magaalada Rafah ee koonfurta Marinka Gaza, sawir qaade ka tirsan AFP ayaa arkay meydka nin lagu sheegay Ghannam.
"Waxaan u baroordiiqeynaa hoggaamiyeyaa sha iyo xaasaskooda iyo tirada car uurta ah ee la gu dilay dambiga fuleynimo ee Sahyuuniyadda,”a yey Islamic Jihad ku sheegtay bayaan ay soo sa artay, ayada oo wacad ku martay "dhiigga shuha dada wuxuu kordhin doonaa go’aanka” xarakada.
Duqeymaha oo billowday waxyar kadib 2:00 am ayaa socday illaa laba saac, si da ay sheegeen weriyayaasha AFP, ayada oo qaraxyo cusub laga maq lay bariga.
Howlgalka ayaa yimid wax ka yar toddobaad kadib markii Islamic Jihad ay xabbad-joojin uga dhowa aqday Gaza — taasi oo ay dhex-dhexaadisay Ma sar kadib rabshado cusub oo ka dhashay mid ka mid hoggaamiyayaasheeda oo ku jiray cunno ka soomid oo ku dhintay xabsi Israel.
MARAYKANKA OO QARKA U SAARAN "LACAG LA’AAN” BAAHSAN
Deynta Maraykanka
XIGASHADA SAWIRKA,BILL CLARK
Dowladda Maraykanka ayaa muddo toddob aadyo gudahood ah wajihi karta lacag la’aan baa hsan, waa haddii loo oggolaan waayo in ay qaa dato deyn dheeraad ah.
Waxaa laga digay in saameyn xun ay soo food-saari doonto dhaqaalaha caalamka haddii Cong ress-ka Maraykanka uu gaari waayo heshiis sare loogu qaadayo xaddiga lacagaha ay deynsan karto xukuumadda Washington.
Haddii siyaasiyiinta ay gaari waayaan heshi iskaas, waxaa dhici doonta in dowladda Federaa lka ay bixin weydo deymaha hadda lagu leeyahay.
Muxuu yahay xaddiga deynta?
Waa sharci qaabilsan inta ay gaarsiisan tahay lacagaha amaahda ah ee ay qaadan karto dowl adda Maraykanka si ay u bixiso kharashaadka looga baahan yahay.
Waxaa kharashaadkaas kamid ah mushaarka shaqaalaha, milateriga, halwadeennada caafima adka, lacagaha dul-saarka deynta iyo cansh uur celinta.
Inta badan, Congress-ka ayaa u codeeya in sare loo qaado xaddiga lacagaha ay amaahan karto dowladda Maraykanka. Xaddigaas ayaa haa tan ah 31.4 tirilyan oo dolar.
Heerkaas waxa ay dowladda Maraykanka gaar tay bishii January ee sanadkan, waxaana tan iyo markaas lagu socday "tallaabooyin aan caadi aha yn” oo ay qaaday waaxda maaliyadda dalkaas.
Khilaaf u dhexeeya hoggaanka Congress-ka iyo Aqalka Cad ayaa xilligan keenay walaaca ah in Maraykanka uu galo xasarad dhaqaale.
Xoghayaha maaliyadda, Janet Yellen, ayaa ka digtay in qasnadaha dowladda ay faaruq noqon doonaan horraanta June, waa haddii aan la helin deyn dheeraad ah.
Maxaa dhici kara haddii heshiis la waayo?
Weli ma dhicin xaalad noocaas ah, marka lama hubo saameynta dhabta ah ee ay yeelan karto. Waxaa se la hubaa in ay ka dhalan doonto dhiba ato dhaqaale.
Dowladdu ma awoodi doonto in ay bixiso mu shaaraadka shaqaalaha oo ay kamid yihiin ciid amada milateriga ama lacagaha hawlgabka.
Hay’adaha dowladda ayay shaqadoodu joogsan doontaa, waxaana lacag la’aan noqon doona shirkadaha iyo dhinacyada ku tiirsan dhaqaalaha xukuumadda.
Saadaasha hawada ayay sidoo kale saameyn ku yeelan doontaa arrinkaas, maadaama ay ku tiirsan tahay hay’adda Addegga Qaran ee Hawada oo ay maalgeliso Washington.
Hgaanka Maraykanka
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Maxaa dhacaya haddii uu Maraykanka bixin waayo deymaha lagu leeyahay?
Waxa ay arrintaas horseedi doontaa in Maray kan ka uu bixin waayo deymaha lagu leeyahay iyo lacagaha dulsaarka ah ee ka dhasha. Sanadkii 1979 ayuu Maraykanku bixin waayay deymaha la gu leeyahay, waxaana xilligaa loo aaneeyay kha lad si aan ula kac ahayn u dhacay.
Haddii Maraykanka uu si ula kac ah u bixin waayo deymaha lagu leeyahay, waxa ay taasi qal qal gelin doontaa suuqda caalamka oo shirkado badan ay leeyihiin deymahaas.
Shirkadda Moody's Analytics ayaa saadaalisay in haddii uu jiitamo is qabqasiga u dhexeeya siyaasiyiinta ay suuqyada saamiyada lumin doo naan 20% qiimahooda, halka in ka badan 7 milyan oo qof ay noqomn doonaan shaqo la’aan.
Maalgashatada ayaa ka fiirsan doona lacagaha ay amaahiyaan dowladda Maraykanka, oo waxa ay kordhin doonaan heerka dulsaarkooda, waxa ana ay taasi saameyn xun ku yeelan doontaa dadka ku nool waddankaas.
Saameynta Soomaalida
Soomaali badan oo ku nool Maraykanka ayay saa meyn ku yeelan doontaa lacag la’aanta laga cabsi qabo in ay soo wajahdo dowladda Federaalka.
"Soomaalidu waxa ay qabtaan shaqooyin ay kamid yihiin macalinnimada, darawalada gaadiid ka dowladda iyo shaqooyin kale. Dadkaas waxaa ku tiirsan qoysas u badan kuwa Afrika ku nool oo ay si xun u taaban doonto dhaqaalo xumida laga cabsi qabo in ay ku timaado Maraykanka,” ayuu yiri weriye Siyaad Siciid Saalax oo BBC Soomaali uga soo warrama Minnesota.
Waxaa sidoo kale ay arrintaas saameyn kartaa dhaqaalaha uu Maraykanka ku bixiyo Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada amniga iyo horumarinta
XIGASHO:-BBC
DHAQAALAHA MARAYKANKA KAGA BAXAY SOOMAALIYA OO LA SHAACIYEY CALAMADA SOOMAALIYA IYO MARAYKANKA
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
Article information
Author,Ahmed Cadceed
Role,Author
Machadka daraasaadka caalamiga ah iyo arrimaha bulshada ee jaamacadda Brown ee da lka Maraykanka ayaa soo saaray warbixin ku aad dan dhaqaalaha Maraykanka kaga baxay la dagaa lanka argagixisada ee Soomaaliya tan iyo sann dkii 2007.
Sida Machadka lagasoo xigtay Maraykanka ayaa sheegay in ay kaga baxday arrimaha la dag aalanka aragagixisada ee Soomaaliya dhaqaale gaaraya $2.5 bilyan oo Doolar tan iyo sannadkii 2007, markaas oo ciidamadii ugu horeeyay ee Maraykanku gaareen Soomaliya si ay ula dagaal amaan waxa ay ugu yeeraan argagixisada caal amiga ah, inta ugu badan dhaqaalahan ayaa ku baxay taakuleynta dawladda Soomaaliya iyo ciidamada midowga Afrika ee Soomaaliya ku sugan ee hadda loo yaqaan ATMIS horena loo odhan jiray AMISOM iyo sidoo kale ciidamada dawladda Soomaaliya.
Waxaa xusid mudan in lacagta kor ku xusan aanay ku jirin dhaqaalaha kaga baxa Maraykanka isla Soomaaliya sida ciidamadiisa Soomaaliya ku sugan iyo arrimaha sirdoonka, sababtoo ah Maray kanku ma soo bandhigo xogta ku saabsan lab adan arrimood ee aan xusnay, sidaa darteedna waxaa adkaata in la garwaaqsado ama la fahmo hawlgallada noocan ah.
Sida uu ku xusan daraasadda uu machadku sameeyay, waxyaabaha la ogaaday ayaa ka mid ah, in la dagaalanka milteri ee 'argagixisada', ay "sahlayso in dhaqaalaha laga weeciyo gaarista xal aan dagaal ahayn".
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in hadafkeeda Soomaaliya uu yahay in la ciribtiro Al-Shabaab iyo horumarinta nabadda iyo dib u heshi isiin. Laakiin sida uu machadku sheegay siyaasad aha Maraykanka ayaa leh saameyn lid ku ah arrimahaas.
"Mashruucu wuxuu muujinayaa sida dadaallada la dagaalanka argagixisanimada ee Mareykanka ee Soomaaliya aysan kaliya wax uga geysan col aadaha, balse sidoo kale ay gacan uga gaystaan in uu dagaalku uu sii socdo.” ayaa lagu yiri war bixinta oo lasoo koobay.
Dhawaan ayey ahayd markii Xildhibaan ka tirsan Congress-ka Maraykanka oo lagu magaca abo Matt Gaetz uu muuqaal toos ahaa oo uu mar kii dambe soo dhigay Baraha Bulshada ku shee gay inuu qorsheynayo mooshin uu ku doonayo in ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya ku sugan dib loogusoo celiyo dalkooda.
Matt Gaetz
XIGASHADA SAWIRKA,GETTY IMAGES
"Waxaan doonayaa in ciidamadeenna So omaaliya jooga gurig ooda lagu soo cel iyo” ayuu yiri Matt Gaetz.
Joogitaanka milit eriga Mareykanka ee Soomaaliya ayuu Matt ku til maamay mid aanay caddeyn faa’iidada laga hel ayo isla markaana luminaya tamarta iyo dadaalka ciidamada Maraykanka iyo muwaadiniintaba.
Isagoo taas sii sharraxaya ayuu yiri: "Sababtoo ah natiijada la filayo ma cadda, waxaana ku lu maya dadaal."
Inkasta oo matt uu ku guuleystay in mooshinka cod toos ah loo qaado haddana codkii ayuu ku gu ul darreystay mooshinkaas, iyadoo si aqlabiyad ah ay xildhibaannada aqalka kongresku ku diideen in ciidamada Maraykanka laga soo saaro Sooma aliya.
Inta ay joogeen ciidamada Maraykanku Sooma aliya waxay Al-Shabaab u geysteen duqeymo badan, oo sare loo sii qaaday sannadihii ugu da mbeeyay, balse duqeymahan qaarkood ayuu khasaare ka soo gaaraa dadka rayidka ah;
Warbixin uu 2022-kii soo saaray ururka dab agalka wax yeellada duqeymaha cirka ee dadka rayidka ah - oo la socda isla markaana baara dhi baatooyinka shacabka loogu geysto weerrarada dhanka cirka ee ka dhaca waddamada dagaalladu ka socdaan oo ay Soomaaliya ku jirto - ayaa she egay in tan iyo 2007 markii ay ciidamada Maray kanku tageen Soomaaliya ay duqeymaha ku dileen 73 illaa 153 qof oo 20 illaa 23 ka mid ah ay ahaayeen caruur.
XIGASHO:-BBC


0 



HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ARBACO 10-KA MAY 2023-KA
..