HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 7-DA MAY 2023-KA

0
Sunday May 07, 2023 - 08:24:12 in Wararka by
  • Visits: 486
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 7-DA MAY 2023-KA

    ,,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,,

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladdiisu taageero weyn ay ku heshay dagaalka Alshabaab

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay, dowladdu inay taageero ballaaran ku heshay dagaalka ku qaaday Alshaba ab ee looga xoreeya degaano badan oo ku sugnaayeen.

Madaxweynaha ayaa shee gay in adduunku uu usoo je edsaday taageerada Soomaa liya, kaddib markii Dowladda xooggeeda ay gali say dagaalka Alshabaab.

"Waad aragteen dagaalka Alshabab xooggeen uu ku yimid, haddaan xoog islaameed sugi lahayd, nooma imaadeen. Markaan xooggeenii la dhaqa aqnay, kaalmo badan oo caalamiyaan helnay,” ay uu yiri madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay caalamka inuu u taageeri waayay Soomaaliya sababa ka xiriira gaabiska dowladda ee ah in aysan hormuud ka ahayn dagaalka lagula jiro kooxda Alshabaab.

Xasan Sheikh wuxuu sheegay fursadiisa labaad ee hoggaaminta dalka inuu ku bixindoono sidii dalka looga sifayn lahaa Alshabaab, si ay Sooma aliya mar kale cagadaheeda ku istaagi lahayd.

Wasiirka Amniga XFS oo gudoomiyayay shirka todobaadlaha ah ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

Wasiirka Wasaaradda Amniga ee XFS Maxam ed Cali Doodusho ayaa Dorraad shir gudoomiyay shirka 7dlaha ah ee Hey’adda Socdaalka iyo Jins iyadda (HSJ), waxaana lagu lafa guray wada sha qeynta HSJ iyo Hey’addaha kale iyo sidoo kale dhaqangelinta shuruucda cusub ee dhawaan Mad axweynuhu saxiixay iyo ilaalinta habraacyada sha qo ee Hey’adda dhexdeeda ah.

Wasiirka, oo xusay in dhawaan la meelmariyay Sharciyada Dhismaha Hay’ adda Socdaalka iyo Jinsiya dda iyo sharciga Socdaal ka, ayaa timaamay muhiim adda ay leeyihiin in si ra smi ah loo dhaqangeliyo Shuruucda la meelmariy ay iyo Sidoo kale in la soo saaro xeerarkii lagu dhaqi lahaa shuruucdaas.

"Hay’addu waxay yeelatay shuruuc cusub oo la jaanqaadeysa sharciyada kale ay leeyihiin hey’ad aha kale ee dhigeeda ah” sidaa waxaa yiri Wasi irka Wasaaradda Amniga Md Doodisho.

Wasiirka ayaa mudadii uu shirku socday waxa uu warbixino ka dhegeystay Agaasimaha Guud Md. C/dir Cilmi Cali, wuxuuna ku amaanay sida da ah furnaanta leh oo ay shirkan ugu kala war qaa danayaan madaxda HSJ, isagoo bogaadiyay how laha hortabinta leh ee socda.

Ugu dambeyna, Wasiirka Wasaaradda Amniga Md MAxamed Sh.Cali (Doodisho), oo shirka soo xiray,ayaa saraakiisha HSJ kula dardaarmay ilaal inta sirta hey’adda iyo tayaynta adeegyada ay bix iso, iyo sidoo kale in la xoojiyo wada shaqeynta he y’adda dhexdeeda iyo hey’adaha kale ee ay sha qo wadaaga yihiin taas oo uu sheegay Wasiirku in ey horseedi karta horumar iyo in horey loo socdo.

Xasan oo shaaciyay qorshe culus oo dowladda kula dagaalamayso musuqa

Madaxweynaha JFS Md.Xasan Sh.Maxamuud ayaa shaaciyay in DFS ay qor sheynayso inay qaa do tallaabooyin waaweyn oo lagula dagaalamayo musuq-maasuq. Madaxweynaha ayaa waxa uu ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed, inay ku ga rab istaagan dowladda dagaalka ay kula jirto mus uq-maasuqa, o la sheego inuu kamid yahay waxy aabaha ugu waaweyn ee ragaadiyay dalkeenna. "Waxaa rabaa walaalayaal, dowladda tallaabooy in ay kula dirir eyso musuq-maasuqa, kuwa waa weyna waa soo wadna, shacabka haddii ay dowla dda ku garab ist aagin mashaarciidaas ma guul e ysanayaan,”ayuu yiri Md.Xasan Sh. Waxa uu sii ra aciyay hadalkiisa "Fadlan, ha soo daba kicina mas uulka mu suq-ma asuqa ka shaqeynaya, waa la ba araya haddii mu suq-maa suq la heyn waa dalacaya oo tii mbara la siinaya, ileen maxkamadda soo tiri ninkaan wax ma xadin waa aamin oo tuugada la gu soo ee deeyay been waa ye sax ma a han, shhaado ayuu haysta waa nin aamin ah oo meelaha ugu fi ican ee wax lagu aa mino karo ayaa lasii geynaya”

Madaxweynaha ayaa waxa uu sheegay in il ga ar ah lagu fiiriyo dadka dowladda u shaqeeya ee daaraha ka dhista magaalada, islamarkaana la ba aro halka uu ka keenay lacagtaas. Arrintaan ayuu sheegay madaxweynaha inay qeyb ka tahay mu shkiladaha haysta ee taagan.

"Wiil yar oo dhalinyar ah oo dowladda ka shaq eeya (amniga, dekedda ama garoonka) dakhliga soo gala la garanayo oo mushaar shan 100 ama kun dollar qaata ayaa daaro dhaadheer magaala da ka dhisanaya, waa ninkarmeed ayaa la leeyah ay xaqiiqdana waa tuug, intee ka keenay la wey diin maayo?.”

"Dadka jeebahooda lacagta kuma baaqato laaki indowladda uma timaado. Beeso ma haysato do wladda, beesadiina dadka majirto waa laga soo qa aday oo waxaa ku dhisan daarahaas aan she ega yo ayaa ku dhisan oo magaaladda ku yaalla, oo le enahay waa sartii hebel.”

DFS ayaa dhaw aan xirtay saraakiil dowladeed, oo la horgeeyay maxkamadda G/ Banaadir, kuwa asi oo ciidamada booliska ay 20-kii April ee sanad kaan kasoo xireen garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Saraakiishan dowladeed ayaa waxaa loo hay sta musuq-maasuq, been abuur, ku takri-fal awo od dowladeed, waxayna hrodhac u yihiin shabak ad ballaaran oo ku eedeysan xatooyada iyo lunsa shada xoolaha dadweynaha, wuxuuna xarigooda qeyb ka yahay dagaalka ay dowladda kula jirto mu suq-maasuqa.Sidoo kale ciidamada ammaanka ayaa weli ku raadjooga shaqsiyaad kale oo ka tirs n shabaka daan ay qeybta ka ahaayeen saraakiis han u xiran dowladda, kuwaasi oo iyaguna la hor geyn doono cadaaladda.

Muxuu C/weli Gaas ka yiri tallaabadii ay qaad een golaha wasiirada Puntland?

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Pun tland, Md.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) oo war eysi gaar ah siiyay VOA ayaa ka falceliyay tallaa badii ay Khamiistii qaadeen xubnaha golaha wasi irada Puntland oo ansixiyay in wax ka beddal lagu sameeyo Das tuur ka maamulka asi, xilli la’isku di yaar inayo doora shada guud.

Golaha ayaa isku raacay in xis biy ada siyaasadda Puntland laga dhigo shan xisbi, halka ay markii hore ahayd sad dex xisbi, ayada oo loo sii gu dbiyay Baarlamanka, si uu u ansixiyo.

Cabdiweli Gaas oo ka hadlay arrintaan ayaa sheegay inay dhib weyn u keeneyso xasiloonida si yaasadeed ee Puntland oo ah hooyada federaal ka Soomaaliya. "Aniga waxaan u arkaa arrintaas inay tahay arrin dhib u keeneyso xasiloonida siy aasadeed ee Puntland. Waxaan kale noo u arkaa amniga iyo midnimada Puntland-na dhaawici kar ta,” ayuu yiri siyaasiga caanka ah ee Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray "Dastuur ka shaqsi ah looma furi karo, dan caam ah uub naa loo furi karaa,”.

Dhanka kale Cabdiweli Gaas ayaa weerar ku qaaday madaxweyne Saciid Deni, waxaana uu til maamay in damaciisa shaqsiga uu yahay mid xad dhaaf ah, sida uu hadalka u dhigay.

Waxa kale oo uu xusay inuu sida uu doono u ist icmaalayo dastuurka, isaga oo mar-marsiiyo ka dhiganayo barnaamijka dimuquraadiyeynta, isla-markaana uu

"Waxaa moodaa madaxweynaha damaciisa si yaasiga ah nuu hadda xad dhaaf yahay inay kal ifeyso Dastuurka sidii doono loo isticmaalo, ayada oo mar-marsiiyo laga dhiganayo barnaamijkan dim uquraadiyeynta,” ayuu mar kale wareysiga ku yiri Cabdiweli Gaas.

Arrintan ayaa imaaneysa xilli ay haatan sii xo ogeysanayso xiisadda ka dhalatay damaca madax weyne Saciid Deni ee ah in la furo dastuurka Punt land, kadib markii uu kulan xasaasi ah la yeeshay ururada siyaasadda.

Si kastaba, madaxweynaha dowlad goboleed ka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ay aa la sheegay in qorshahaan uu ka damacsan ya hay muddo kororosi, kaas oo uu kasoo shaqeynay ay muddo, arrintaasi oo siyaasiy iinta mucaaradka si weyn uga soo horjeedaan.

Caruur isku qoys ah oo ku geeriyootay guri qadiimi ah oo kusoo dumay

Inta la xaqiijiyay afar caruur ah oo wada dhala tay ayaa geeriyootay, kadib markii uu kusoo dum ay guri qadiimi ah oo ay daganayeen oo ku yaala degmada Shangaani ee ma gaalada Muqdisho.

Gurigaan oo ka mid ahaa guryaha qadiimiga ah ee ku yaala degmada Shangaani ee magaal ada Muqdisho ayaa la sheegay in Habeen hore ab aare sagaalkii saac ee habeenimo inuu ku soo du may caruurtan isku qoyska ahaa, waxaana sidoo kale jirta waxyeelo soo gaartay dad kale oo qo yska ka mid ah oo aan tiradooda la shaacin.

Gaadiidka gurmadka deg deg ah oo goobta ga aray ayaa gurmad u sameeyay qoyska dhibaatada qabsatay, waxayna carruurta dhimatay ay kasoo hoos bixiyeen burburka dhismaha ku dumay.

Aabaha dhalay afarta caruurta ah ee Habeen hore ku geeriyootay dhimasaha qadiimiga ah ee ku soo dumay ayaa warbaahinta u sheegay in gi daar ka mid ah guriga uu kusoo dumay caruurtiisa Habeen hore xili ay hurdayeen oo ay suurtagal u noqon weyday inuu badbaadiyo.

"Afar canug oo aan dhalay ayaa iga dhimatay darbi ayaana kusoo dumay oo guriga wuxuu ahaa guryahii mudada fog la dhisay ee ku yaala agag aarka Badda, 15 jir ayaa u weyna caruurta 10 jirna wuu u yaraa oo afartooda way isku xigeen, alle ay aa awalba isiiyay hadana iga qaaday asaana ku wa kale isiin kara" ayuu yiri aabaha qoyska Cabdi Maxamed Xalane.

Degmooyinka magaalada Muqdisho, gaar aha an Xamarweyne, Xamar Jabjab, Shangaani, Cab dicasiis iyo kuwa kale waxaa ku yaala dhismayaal guryo muddo fog dhisan oo aanay intooda badan heli dib u dhis, iyadoona xiliyada roobabka xoogg an ay da’aan dhismayaashii qaarkood ay dumaan

waxyeelana ay kasoo gaarto dadka degan.


C/CShakuur oo weerar culus ku qaaday duqa Muqdisho?

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur War same oo sidoo kale ah ergeyga gaarka ah ee ma daxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ba ni’aadanimada ayaa si cajiib ah uga fal-celiyay tall aabadii uu dhowaan qaaday gudd oomiyaha gobolka Banaadir, kadib markii uu uleeyay dhalinyaro ku ca aweyneysay xeebta LIido ee mag aalada Muqdisho, kuwaas oo istic maalayay waxyaabaha maanka dooriya.

Cabdiraxmaan Cabdishuur oo bilaabay Barna amij uu ugu magac daray Wacyi ayaa ciwaan uga dhigay "Dhalinyarada Liido lagu budeeyey, Diinta iyo Dawladnimada ma u dawaa mise waa u dar an?” Xildhibaanka ayaa si dadban u weeraray gu ddoomiyaha gobolka Banaadir oo isagu hoggaam inayay howlgalkii ka dhacay agagaarka xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in qofka mas’ uulka uusan isku noqon karin sharci dajiye iyo in isla isagii uu ciqaabo eedeysanaha ama dambiil aha, sida uu hadalka u dhigay.

"Qof isagii sharci dajiye ah oo waxaan inay xun yihiin tilmaamaayo waxa laga sameynaayo oo ciq aab ah dajinaayo ka bacdi fulinaayo qof isku noqo naayo ma jiro, waana xadgudub” ayuu yiri Xidlhi baan Cabdishakuur oo ka falceliyay tallaabadii uu qaaday Yuusuf Madaale.

Waxa kale oo uu intaasi ku daray in madaxda dowladda guud ahaan looga baahan yahay adeeg dowladeed iyo inay cadaalad u sameeyaan dadw eynaha Soomaaaliyeed.

"Dadka madaxda ah waxaa laga rabaa heerk ay rabo ha’ahaato dadka waxa ay ka rabaan wixii ay u dirsadeen waxay u dirsadeen maxaa waa yey” waa adeeg iyo cadaalad” ayuu yiri.

Ugu dambeyn wuxuu ku baaqay in la ilaaliyo sharciga iyo kala dambeynta, isla-markaana ay ha y’ad kastaa gudatio waajibaadka shaqo ee loo igmaday.

Si kastaba, hadalkan ayaa kusoo aadayo, aya da oo todobaadyadii lasoo dhaafay uu Duqa ma gaalada Muqdisho hoggaaminayay howlgallo laga sameeyay xeebta Liido iyo qaar kamid ah degmo oyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo lagula dagaa lamayay maandooriyaha iyo goobaha lagu samee yo dhaqan xumada ee caasimada.Xigasho:-Caasimadda.Net

Wasiirka caddaalada Puntland: Puntland u bu rburi mayso duufaanada siyaasad eed ee lagu soo qaaday

Wasiirka caddaalada Puntland, Maxamed Cab diwhaab, ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin eedeymaha kasoo baxay madaxweyne Xasan Sh eikh, kaasoo ka digay khilaafka siyaasadeed ee Puntland ka jira.

Wasiirka caddaalada ayaa sheegay in Puntl and aysan u burburayn, wuxuu ugu yeeray duufa anada siyaasadeed ee wajiyada badan ee lagu soo qaaday maamulkooda.

"Puntland burburi mayso, balana kama jirto. Waxaa fiicnaan laheyd in wax laga barto duulaa madii wajiyada badnaa ee horey loogu soo qaa dey Galkacyo, Suuj, Garmaal iyo Garacad, iyo du ufaamihii siyaasadda ee dhammaantood isku ujee dka ahaa laguna guul daraystay kuligood,” ayuu yiri Maxamed Cabdiwahaab.

Wuxuu sheegay in eedeymaha loosoo jeedinayo maamulkooda uusan ka mashquulinayn gurmadka Lasacaanood iyo geeddiga doorashada qof iyo cod. Dorraad ayay ahayd markii madaxweynaha Soomaaliya uu ka digay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan doorashooyinka Puntland. Madaxweynu hu wuxuu sheegay in aysan raalli ka noqon karin in muddo kooban lagu dumiyo tacab 24 sano la soo dhiseyay.

Madaxweynaha DFS ayaa ho ggaanka Puntla nd uga digay tallaabo kasta oo qalqal gelin karta nidaamkii ay horay ugu soo caana maashay Pun tland. Deni iyo golihiisa wasiirrada ayaa maalintii khamiistii ee todobaadkii hore meel mariyay in la ba llaariyo xisbiyada siyaasadeed lagana dhigo shan xisbi siyaasadeed.

Arrintaas ayaa laga cabsi qabaa inay abuurto khilaaf siyaasadeed iyo xasilooni darro, sida ay qa baan siyaasiyiin mucaaradsan madaxweyne Deni.

Wafdi ka socda dalka Sudan oo soo gaarayMuqdhisho

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dib edda Xamse Aadan Xaadoow ayaa goor-dhow ga roonka diyaaradaha Ku soo dhoweeyay wafdi ka socda Dalka Sudan oo uu hoggaaminayo xoghaya ha joogtada ee wasaaradda Arrimaha Dibadda Suudaan Daf Calah Xaji Cali, iyagoo kulan la qaadan doono madaxda Sare ee DFS

Xaaladda Sudan ayaa I sbedeshay markii ay xiisado dagaalo hubeysan ay ka qarxeen15-kii bishii April ee sanadkani kuwaasi oo u dhaxeeya Dowladda Militariga iyo kooxda RSF. Dowladda Soomaliya ayaa bilowday dadda alo lagu soo samata bixinayo muwaadiniinta Soo maaliyeed ee ku sugan

Weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay GALGADUUD

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Ha been hore maleeshiyaad hubeysan ay weerar ka geysteen waqooyiga gobolkaas oo hoostaga dow lad goboleedka Galmudug.

Weerarka oo ka dhacay tuulada Indha Kayd doo hoostaga deegaanka Huurshe ee gobolka Gal gaduud ee bartamaha Soomaaliya, sida aan xogta ku helnay.

Ilo wareedyo lagu kal soonyahay ayaa sidoo ka le innoo sheegay in male eshiyaadka weerarka gey stay ay beegsadeen dad xoolo dhaqato ah oo ku sugnaa halkaasi.

Inta la xaqiijiyay waxaa falkan ku dhintay ugu yaraan saddex qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo kamid ah dadka deegaanka.

Maleeshiyaadka ka dambeeyay dilka ayaa wax aa lagu soo warramayaa inay goobta isaga baxs adeen,waxaana ha atan xaalad kacsana an ah la ga dareemayaa ha lkaasi.Sidoo kale war arka ay aa intaasi kusii daraya in xiisad colaadeed haat an laga dareema yo duleedka deegaanka Huur she oo ah meesha uu weerarka ka dhacay. Falk an ayaa lala xiriirin ayaa dilalka aanooyin ka qabiil ee inta badan ka dhaca gobolka Galgaduud ee bar tamaha Sooma aliya.

Dhanka kale ma jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay dhinaca saraakiisha laamaha ammaan ka iyo madaxda sare ee Galmudug oo ku aadan dhacdadaasi.

Gobollada Dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa inta badan kusoo laa laabta dagaal beeleedyada iyo dilalka la xiriira aanooyinka qabiil ee ay isku geysanayaan maleeshiyaadka xoola dhaqatada ah ee ku dhaqan gobolladaasi oo haatan la’isku

Xeer ilaalinta oo ajaaniibtii u badneyd u gud bisay maxkamadda G/Banaadir

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa Dorraad maxkamadda gobolka Banaadir u gudb iyay dacwad ka dhan 36 edeysane oo ajaaniib ah, kuwaas oo la soo qabtay, ayaga oo si sharci darro ah uga kalluumeysanayay xeebaha Soomaaliya.

Raggaan ajaaniibta ah ayaa waxaa gacanta ku soo dhigay ciidanka badda Soomaaliya, kadib howlgallo ay ka sameeyeen xeebaha dalka.

Xeer ilaalinta ayaa ajaaniibtan ku eedeysay inay ku xad-gudbeen biyaha Soomaaliya, isla-mar kaana, ay wadeen kalluumeysi sharci darro ah.

"Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay eedda 36 eedeysane oo ajaaniib ah kuwaasi oo ku eedeysan kalluumeysi sharci darro ah,” ayaa la gu yiri warqad Dorraadeyd kasoo baxday xafiiska xeer ilaalinta guud ee qaranka.

Sidoo kale xeer ilaalinta ayaa ka codsatay max kamadda gobolka Banaadir in si deg deg ah loo guda-galo dhageysiga dacwaddan, si tallaabo sha rci ah looga qaado ajaaniibtaasi

"Xafiisku waxa uu maxkamadda ka codsaday in lasoo muddeeyo dhageysiga dacwaddooda, si loo guda galo maxkamadeyntooda,” ayaa mar ka le lagu yiri qoraalka.

Waxa kale oo uu intaasi kusii daray xafiisku in ay ka go’an tahay ilaalinta biyaha Soomaaliya oo ay haatan xaalufin weyn ku hayaan maraakiib shi sheeye.

"Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka wax aa ka go’an ilaalinta xuquuda biyaha dalkeena iyo hoygeynta sharciga cidkasta oo lagu soo qabto ku xad-gudubka biyaha Soomaaliya,” ayaa lagu soo gabagabeeyay qoraalka kasoo baxay xeer ilaali nta qaranka.

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa horay u shaacisay inay iibisay kaluunka ay sida darrada ah ay ula soo baxeen ajaaniibta Dorraad dacwaddooda loo gudbiyay maxkamadda gobolka Banaadir, kuwaas oo iyagana haatan wajahaya maxkamadeynin


Baarlamaanka Puntland oo magacaabay Gudi tala bixin ku sameeynayo dastu urka Puntland

Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland, Cabdi rashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddi ka kooban5 xubnood oo ka soo talo bixiya wax-ka bedel lagu sameynayo dastu urka.

Guddoomiyaha barlamaanka ayaa sheegay in Madaxweyne Deni uu usoo gudbiyay soo j eedinta ku saabsan in dastuurka wax laga bedd elo Guddigan uu magacaabay ayaa ka doodi do ona wax-ka-beddelka dastuurka Puntland ee ay Xukuumaddu soo jeedisay, kadibna waxay warbix intooda usoo gudbindoonaan Golaha Wasiirada Puntland .Halkaan Hoose ka akhriso guddiga loo saaray dasuurka.

Xil. Sharmarke Cali Cilmi ( Guddoomiye)

Xil. Maxamed Cabdi Faarax ( Xubin)

Xil. Ismaaciil Cabdi Abtiile ( Xubin)

Xil. Cabdiraxmaan Cali Jibriil (Xubin)

Xil. Maxamed Cabdi Warsame (Xubin)

Golaha wasiirrada Puntland, ayaa maalintii kha miista ahayd ee Todobaadkii la soo dhaafay meel mariyay in la kordhiyo tirada ururada siyaasada, si taas loo gaaro ayay lagama maarmaan u noqotay madaxda xilalkaka heysa puntland in isbedel ay ku sameeyaan dastuurka kumeel gaarka ah ee Puntland.

Berbera : Laba will oo dhallinyaro ah oo ku dhintay badda Berbera

Laba wiil oo dhallinyaro ah ayaa geeriyooday kadib markii ay liqday badda magaalo xeebeeda Berbera oo ay u dabaal tageen.

Sida uu qof goob jooge ahi u sheegay Galaydh Media, dhallinyarada geeriy ootay ayaa ahaa ciy aartoy re er Gabilay ah, oo magaalada Burco ka soo noqday, kadib markii ay kubad lasoo ciyaare en kooxo reer Burco ah.

"Waxay liqday dhallinyaro reer Gabilay ah oo faro badan oo Burco ka yimid, dhowr iyo toban ay ay ahaayeen intooda badan way liqday, qaar kood iyaga oo rafanaya oo naftu hayso ayay kasoo bax een, labana ugu danbayntii way liqday oo raq iyo ruux waa la waayay".

Ciidamada Badda Somaliland ayaa ku guulayst ay in ay soo saaraan maydka mid kamid ah wiil asha badda ku dhintay, waxayna ku howlanyihiin raadinta wiilka kale oo inta laga warhayo aan la he lin wali.

Badda magaalada Berbera ayaa aad u kacsan baryahan, waxayna khatar galisay nolosha dadka u dalxiiska taga xiliyada ciida

Raysal wasaaraha dalka Itoobiya oo ka fikiraya in la cafiyo Cabdi Cumar Axmed Iley

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa lagu soo waramayaa in qiimaynayo sii deynta Cab di Maxamuud Cumar (Cabdi Iley), oo ahaa Mad axweynihii hore ee Ismaam ulka Soomaalida Itoobiya.

Cabdi Iley ayaa xabsiga ku jiray afartii sano ee ugu dambeysay. Hadda waxaa laga sugayaa da cwad ka dhan ah maxkamadda sare ee fede raalka Itoobiya, waxaa na loo heystaa in uu gey stay dhimashada tobanan qof oo rayid ah, intii uu xukunka hayay. Waxaa la ga yaabaa in eedeym aha lagu soo oogay la laa lo, taasoo u banmay naysa dariiqa lagu sii dayn ka ro.

Horay ayuu Ra’iisul Wasaare Abiy uga codsaday in cafis loo fidiyo. Sii daynta Iley ayaa ku soo be egantay iyadoo dabayaaqadii bishii April ee sana dkan uu magaalada Addis Ababa kula kulmay ma daxweynaha Jubaland. Sida ay wararku sheegay aan, labadoodu waxay gaareen heshiis mabda’ ah aan. Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay Iley in uu isku dayay inuu hoggaamiyo jabhad hubeysan oo ka dhan ah dowladda dhexe bishii Abriil 2018, taasoo keentay inuu xilka iska casilo kaddibna xabsiga la dhigo.

Intii uu xukunka hayay Iley waxaa uu waxuu ku maamuli jiray gacan bir ah, isaga oo inta badan ka faa’iidaysan jiray ciidamada Liyuu Booliska, oo ah ciidan ka tirsan ciidanka xoogga dalka Itoobiya oo la aas aasay 2008-dii iyaga oo hoggaaminayay nabad-galyada deegaanka.

Ciidankan ayaa eedaymo badan oo ka dhan ah xuquuqul insaanka gobolka kala kulmay ururada sida Human Rights Watch. Madaxweynaha deeg aanka Soomaalida ee hadda talada haya Mustafa Maxamed Cumar ayaa ah nin ay isku dhow yihiin R/ Wasaare Abiy Axmed, balse muddo dheer ayay isku hayeen arrinta Cabdi Iley.

Turkiga oo lagu khasbay in Safaaraddiisii Khar toum u raro Port Sudan

Dowladda Turkiga ayaa lagu khasbay in ay bil owdo qorshe ay Safaaraddeeda Magaalada Khart oum ugu wareejineyso magaalada bariga Suuda an ku taala ee Port Sudan, ka dib markii Sabtidii gaariga Safiirka Turkiga ee dalkaasi lagu rasaas eeyay Magaalada Khartoum.

Lama sheegin wax khasaare ah oo ka dhashay weerarkaasi, mana cadda cidda dhabta ahi ee ras aaseysay gaariga Danjire Ismail Cobanoglu, balse dhinacyada ku dagaalamaya dalkaasi ayaa midba midka kale ku eedeeyay weerarka lagu qaaday ga ariga Safiirka.

Mevlut Cavusoglu, Wasi irka Arrimaha Dibadda Tu rkiga ayaa ku dhawaaqay in sababo amni dart ood ay Safaaraddooda si ku-meel-gaar ahi ugu rar ayaan Magaalada Port Sudan. "Annagoo qaadan ayna talada Dowladda KMG iyo Ciidamada Suuda an ayaa waxaan go’aansanay inaan si ku-meel-ga ar ah Safaaraddeena ugu rarno Port Sudan, sab abo amni dartood.” Ayuu yiri Wasiirka

Wasiirka oo Warbaahinta kula hadlayay Mag aalada Antalya ee koonfurta dalkaasi Turkiga ay aa sheegay in ay badqabaan Safiirka iyo dhamma an ilaalada Safa aradda. "Ma jirto cid ay waxyeelo ka soo gaartay weerarka. Safiirka iyo dhammaan il aalada, oo ay ku jiraan ciidamadayada gaarka ah way badqab aan, marka laga reebo in burbur uu soo gaaray gaariga.” Ayuu yiri Wasiirku.

Wasiirka ayaa sheegay in xaaladda dalka Suu daan ay ka sii dareyso, isagoona yiri "Isku dhacy adu waxay mararka qaar ku sii xoogeystaan ​​wa ddada ay ku taalo Safaaradda Turkiga, xiisadaha iyo colaadaha ayaa sii kordhaya.” Tan iyo wixii ka dambeeyay, markii uu dagaalku ka qarxay dalkaasi ayay dowlado badan ku khas banaadeen in ay diblomaasiyiintooda ka daadgur eeyaan ,M/Khartoum iyo guud ahaanba dalkaasi.

Wararkii Ugu dambeeyay Xaflada Cale emo saa rka Boqor Charleska 3aad ee dalka Britain

Dalka Ingiriiska waxaa Sabtida Dorraad Aheyd ka socota munaasabadda lagu boqrayo Boqorka Charles III (Charles-ka saddexa ad) iyo xa askiisa, Queen Consort Camilla. Waa caleemasaarkii bo qortooyo ee u horr eeyey ee lagu qabto Britain mu ddo 70 sano ah

Boqorad Elizabeth II, oo sanadkii hore geeriyootay ayaa ahayd boqoraddii u danbeysay ee taajka boqortooyo loo caleemo saaro. Charles oo 74 jir ah ayaa boqor noqday ka dib dhimashadii hooyadiis Queen Elizabeth II ee bishii September.

Boqor Charles III iyo xaaskiisa, Queen Camilla, ayaa ka baxay Buckingham Palace iyagoo aaday halka lagu qabanayo xafladda caleemo saarka oo ah dhaqan 1,000 (kun) sano soo jiray, iyadoo calmeesaarkan lagu kordhiyay qeybo cusub si uu ila jaanqaado Britain-ta qarnigan 21-aad.

Xafladda boqridda Charles ayaa ka dhaceysa Westminster Abbey, halkaasi oo ahayd goobtii lagu caleema saarayay dhammaan boqorradii Ingiriiska tan iyo 1066-kii.

Xafladda ka dhacaysa Westminster Abbey ayaa kulmineysa caadooyinka soo jireenka ah ee caana-shubka iyo hal-abuurro cusub.

Lamaanaha ayaa inta ay u sii socdaan waxa ay salaami doonaan dad badan oo u sii taagan waddooyinka si ay boqorka cusub u salaamaan.

Laakin waxaa laga yaabaa in dhammaan dadka asi badan aysan ku faraxsaneyn lammaan aha.

Waxaa jira saluug sii kordhaya, gaar ahaan mu waadiniinta da’da yar ee Britain, oo qaba in laga gudbay xilligii boqortooyadu ay ahayd mid loo baahan yahay.

Intii aysanba Boqor Charles iyo Boqorad Cam illa ka tagin Buckingham Palace ayay booliisku xireen toboneeyo bannaanbaxay aal ah.

Dhaqdhaqaaqa ka soo horjeeda Boqor tooyada ee lagu magacaabo Republic oo u ololeeya in madaxa dalkaasi la doorto ayaa xaqiijiyay in lix ka mid ah qabanqaabiyaa sheeda la xiray, halka kooxda cimilada u ololeysa, Just Stop Oil, ay sheegtay in 19 ka mid ah la qabtay.

Human Rights Watch iyo Amnesty Inter nat ional ayaa labaduba walaac muuj iyay.

"Waa mid laga filan karay in ay ka dhac do Moscow, ma ahan London,” ayay tiri HRW.

Booliska Magaalada London ayaa waddo oyinka dhigay ilaa 11,500 oo askari kaasi oo ah howlgalkii amni ee ugu weynaa abid ee ka dhaca London.

Ka dib marka Charles lagu subko saliid laga keenay Jerusalem ayuu Jus tin Welby oo ah hoggaamiyaha kaniisadda Cante rb ury, waxa uu caleemo saari doonaa boqor ka. Kadib, wiilkiisa amiir William ayaa ku jilba jab san doona boqorka hortiisa isaga oo u ballan qa adi doona inuu daacad u noqonayo.

Wiilkiisa kale, Harry, ayaan dowr rasmi ah ku laheyn xafladda. Harry ayaa qoyska reer boqor la leh xiriir adag ka dib markii uu bixiyay waraysiyo telefishan oo ka dhan ah qoyska uuna buug arr intaasi ka qoray.


Ciidamada Ruushka oo lagu eedeeyey isticm aalka hub halis ah Hubka halista ah

Hubka halista ahImage caption: Hubka halista ah Dowladda Ukraine, ayaa ku eedaysayciidanka dowladda Ruushka in magaalada Bakhmut ee ay go'doomiyeen iney ku weerareen gantaalo xam baarsan maadada Fosforaska.

Muuqaallada ay sii daayeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ay ka soo qaadeen militariga Ukraine Bakhmut, ayaa lagu arki karayaa gant aalada oo gubanaya, iyadoo wax u muuqda fosfo oraska cad uu sidii roobkii u da'ayo.

Hubka fosfooraska cad lama mamnuucin, laa kiin isticmaalkooda goobaha rayidka, ayaa loo arkaa iney noqon karayaan dembi dagaal.

Waxay abuuraan dab aad u faafaya, oo ay ad ag tahay in si fudud lagu damiyo. Ruushka ayaa

horay looggu eedeeyay inuu isticmaalay.

Ruushku ayaa waxa uu isku dayayayaa inuu qabsado Bakhmut mu ddo bilo ah, in kasta oo ay su’aal ka taagan tahay muhiimadda istaraatiijI ya deed ee magaaladani.

Saraakiisha Reer Galbeedka, ayaa ku qiyaasay in kumanaan ciidamada maamulka Moscow ka so cda inay ku dhinteen weerarka magaaladani.

Qoraal ay soo dhigtay Twitter-ka, wasaaradda difaaca ee Ukraine, ayaa lagu sheegtay in weerar ka fosfooraska lala beegsaday "goobaha aan la degganayn ee Bakhmut, iyadoo sidoo kale weerar kani uu qeyb ka ahaa hub kale".

Taliska ciidamada gaarka ah ee maamulka Kyiv, ayaa intaa ku daray in ciidamada maamulka Moscow inay sii wadaan "inay burburiyaan mag aalada".

Ma cadda goorta dhabta ah ee weerarka gant aalada maadada Fosforoska la sheegay inuu dha cay.Laakiin muuqaalka ay la wadaagtay dowladda Ukraine dadweynaha - oo u muuqday mid ay qabatay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn - ayaa muujinaya dhismayaal dhaadheer oo holcayo.

Caro ka dhalatay wargeys ku baaqay in mee sha laga saaro Madaxweyne Erdoğ an Madax weynaha Turkiga, Recep Tayyip

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğ an, iyo taageerayaashiisa ayaa si caro leh uga falc eliyay warbixin uu daabacay wargeyska The Econ omist ee ka soo baxa Lon don.

Wargeyska ayaa boggii sa hore ku daabacay ereya da "Doorashada ugu muhi imsan 2023”, "Badbaadiya Dimuqraadiyada” iyo "Waa in Erd oğan meesha laga saaro”.

Maqaalka wargeyska uu uga hadlay doora shada Turkiga ka dhici doonta 14-ka May ayuu ku sheegay in "guuldarro soo wajahda Erdoğan ay dimuqraadiyiinta caalamka tusi doonto in laga ad kaan karo hogaamiyayaasha awoodda badan”.

Ka bood Twitter boggan, 1

Oggolow Twitter macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay Twitter Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan coo kies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri Twi tter xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaar ka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u ara gto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Aqbal horayna u soco Q oraalka Muuqaalka, Digniin: BBC macl uumaadk a ku qoran bog kale masuul kama ahan Dhamm aadka Twitter boggan, 1 The Economist oo kamid ah wargeysyada ugu waaweyn dalalka Galbeedka ayaa horay u qoray warbixinno ka dhan ah hog aamiyaha Turkiga iyo siyaasadihiis Madaxweyne Erdoğan oo ka falc eliyay warbixintaas ayaa sheegay in uusan "og golaan doonin in siyaasadaha gudaha ee Turkiga la farageliyo”. Hogaamiyahan Tiurkiga xukuma yay labaatankii sano ee la soo dhaafay ayaa doo naya in xilka mar kale loo doorto shan sano oo cusub.

"Dowlad cusub oo ka dhalata Turkiga waxa ay soo celin doontaa xiriirka xumaaday ee uu dalkaas la leeyahay Galbeedka,” ayaa lagu sheegay maqa alka The Economist.

Agaasimaha warfaafinta dowladda Turkiga, Fa hrettin Altun, ayaa maqaalka The Economist ku ti lmaamay mid muujinaya naceybka ay warba ah inta Galbeedka u qabto dalkiisa iyo Madaxweyne Erdoğan.

"Waa wax laga xumaado naceybka ay war baahinta Galbeedka ku beegsanayaan Turkiga iyo Madaxweyne Erdoğan ka hor doorashada 14-ka May. Waxaan si fajac leh u daawanaa warbixin na dooda ku aadd an go’aanka masiiriga ah ee su gaya dalke ena,” ayuu Altun ku qoray bartiisa Twi tter.

Ka bood Twitter boggan, 2

Oggolow Twitter macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay Twitter. Waxa an dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan co okies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri Twitter xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Aqbal horayna u soco

Qoraalka Muuqaalka,Digniin: BBC macluumaadka ku qoran bog kale masuul kama ahan

Dhammaadka Twitter boggan, 2

Doorashada dhacaysa bartamaha May ayaa wax aa xilka madaxtinnimada Turkiga u tartamaya Mad axweyne Erdoğan iyo saddex musharax oo mucaarad ah.

Waxaa la saadaalinayaa in loolanka ugu adag uu dhexmari doono Erdoğan iyo Kemal Kilicda roglu oo ah musharaxa lixda xisbi ee ugu awood da badan mucaaradka Turkiga.

Sidoo kale, afar iyo labaatan xisbi iyo 151 mu sharraxiin madax bannaan ah ayaa u tartamaya ka mid noqoshada baarlam aanka Turkiga oo ka kooban 600 oo kursi.

Kemal Kilicdaroglu

XIGASHADA SAWIRKA,REUTERS

Qoraalka sawirka,

Kemal Kilicdaroglu

Musharraxa mucaaradka

Kemal Kilicdaroglu oo ah musharaxa lix xisbi siyaas adeed oo mucaarad ah ayaa sheegay in haddii uu doo rashada ku guulaysto uu Turkiga ka dhigo doono dal "xor ah oo dimuqraadi ah."

"Da’ yartu waxa ay rabaan dimuqraadiyad. Ma doonayaa in booliska ay subixii guryaha ku soo ga raacaan yagoo loo haysto wax ay Twitter-ka ku qor een,” ayuu Kilicdaroglu u sheegay BBC.

Waa ninka loolanka ugu adag uu kala kulmayo Madaxweyne Erdoğan, waxaana ra’yi ururintii u dambeysay ay muujinaysaa inuu codad kooban ka ga guulaysan karo hogaamiyaha rug-cadaaga ah.

Waxaa loo badinayaa in doorashada la isla aadi doono wareeg labaad oo aanu jiri doonin musha rax hela codadka looga baahan yahay.

Madaxweyne Erdoğan ayaa dhaliilay Kilicdar oglu oo uu ku tilmaamay nin aan xitaa "hogaamin karin xeyn ido ah”.

Mucaaradka Erdoğan ayaa ku eedeeyay inuu meel adag gaarsiiyay dhaqaalaha dal ka, sicir bararkuna yahay mid cirka maraya.Turkiga ayaa la daalaa-dhacaya saam eynta ka soo gaartay dhulgariirkii horraantii February ku dhuftay qeybo kamid ah koon furta dalkaas, kaasoo ay ku dhin teen in ka badan 50 kun oo qof.

Siyaasi iyo xaaskiisa oo lagu eedeeyey iney dadka xubnaha kala baxaan oo xab si la dhigay Senator Ike Ekweremadu

Senator Ike EkweremaduImage caption: Senator Ike Ekweremadu Siyaasi hantiile ah oo re er Nayjeeriya ah, xaaskiisa iyo ruux kale ooh awl la waday, ayaa loo xiray dambi ah ka ganacsiga xubnaha jirka, ka dib markii ay ruux geeyeen UK, kaasoo ay ka qaadeen magaalada Lagos.

Senator Ike Ekweremadu, oo 60 jir ah, iyo xaas kiisa Beatrice, 56 jir ah, ayaa kaliyo cusub u baadi goobayay gabadhooda 25-jirka ah ee Sonia.

Labadan qof iyo Dr Obinna Obeta, oo 50 jir ah, ayaa horay looggu helay dambi ah inay maleega yeen ka faa'iidaysiga ruuxa laga keeney magaal ada Lagos Waxaa la sheegay inay tahay kiiskii u gu horreeyay ee noocan oo kale ah, marka loo eego shuruucda addoonsiga ee casriga ah. Ike Ekweremadu, oo uu garsooruhu ku tilmaamay in uu yahay "qofka ka danbeeya arritani" ayaa lagu xukumay 9 sano,& siddeed bilood oo xarig ah .

Dr. Beatrice Ekweremadu, ayaa iyana waxaa lagu xukumay afar sano iyo lix bilood, sababo la xiriira ku lug lahaanshaheeda xadidan.

Dhibbanaha, oo ah nin sabool ah oo ka gan acsada waddooyinka magaalada Lagos, ayaa loo keenay UK si uu kelli ugu bixiyo gabadha Ekwe remadus.

Waa uu cararay isaga oo naftiisa u baqaya, oo waxa uu galay saldhig booliis sanad ka hor, si uu uga warbixiyo waxa dhacay, ka dib markii isbita alka Royal Free uu joojiyay hawlihii gaarka ahaa, ee ku kacayey £80,000.

Maamulka degmada Shangaani ee gobolka Banaadir, ayaa dadka kula taliyay inay ka guuraan dhismooyinka qaddiimiga ah, kaddib markii Dor raad uu soo dumay guri, ayna dad ku dhinteen.

Aways Camuudi oo warbaahinta la hadlay, ayaa kula taliyay dadka si ay naftooda u ilaasha daan inay isaga guuraan guryahan.

Habeen hore saqdii dhexe abbaaro 3:30-kii, ay aa la sheegay in guri ay ku noolaayeen qoys ka ko oban 13 uu soo dumay, halkaasna ay ku dhinteen afar wiil oo kan ugu weyn uu 15 jir ahaa.

Aabbahay dhalay carruurtan oo lagu magac aabo Cabdi Maxamed Xalane, oo qudhiisa dhaaw ac ka soo gaaray dhismahan dumay, ayaa sheeg ay inuusan fileyn waxa dhacay.

Carruurtii kale iyo hooyadood oo umul ah ayaa sidoo kale uu dhaawac soo gaaray..

XIGASHO:BBC



Dowladda Iran oo xukun dil ah ku ful isay ruux weeraray ciidankeeda Xabib Jaab

Dowladda Iran, ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay nin u dhashay heysta dhalashooyinka Iran iyo Sweden, oo lagu eedeeyay inuu ka dambe eyay weerar lagu hoobtay, oo sanadkii 2018-kii ka dhacay xaflad dhoolatus militari lagu sameynayey.

Xabib Jaab, ayaa waxa uu ahaa aasaasihii koox gooni u goosad ah, oo dooneysa inay madax banaani helaan qowmiy ada Carabta ee ku nool gobolka Khuzestan ee koon furta-galb eed ee dalka Iran. Waxa uu musaafuris ugu noolaa dalka Sweden muddo toban sano ah, markii ay wak iilo Irani ah ka afduubeen dalka Tur kiga sannadkii 2020-kii.

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Sweden, Tobias Billstrom, ayaa sheegay in dowladiisa ay ku boorisay Iran inaysan dil toogasho ah ku fulin Jaab.

"Ciqaabta dilka ah waa ciqaab bini'aadantini mada ka baxsan, oo aan laga fulin karin Isw iidhan, iyo Midowga Yurub inteeda kale, waam ca mbaareynayaa tallaabadani," ayuu yiri.

Garsoorka Iran, ayaa ku eedeeyay Jaab inuu hoggaamiyo Harakat al-Nidal, ama Dhaqdhaqa aqa Halganka Carbeed ee Xoreynta Ahvaz, oo Ir an ay sheegtay inay tahay koox argagixiso ah, oo ka danbeysay weeraro ka dhacay Koonfur-galb eed ee dalkaas.

Gobolka saliida qaniga ku ah ,ayaa waxa ku nool dad tiro yar oo Carab ah, kuwaasoo in muddo ah ka cabanayey takoorid iyo faquuq, taasoo maa mulka Tehran ay beeniyeen.

Weerarkii sanadkii 2018-kii lagu qaaday dhoo latus militari oo ka dhacayay magaalada Ahvaz, ayaa la arkayay rag hubeysan oo rasaas ku furay ciidamada ilaalada kacaanka, halkaasi oo ay ku dil een 25 qof, oo ay ku jiraan askar iyo shacab daawanayay dhoolatuska.

Jaab ayaa la sheegay in lagu shirqoolay maga alada Istanbul si uu ula kulmo haweeney, ka hor inta aan la afduubin oo si qarsoodi ah loo gelin da lka Iran, howlgal la sheegay inuu soo abaabulay nin caan ah oo ah madaxa dambiyada Iran ee fadhigiisu yahay dalka Turkiga.

Wada-hadallo ku saabsan dagaalka SUDAN oo ka furmaya dalka Sacuudiga

Dowladda Sucuudiga, ayaa marti gelineysa w ada hadalkii ugu horreeyay ee fool ka fool ah Sab tida Dorraad ah, oo u dhexeeya ciidammada ku dagaallamaya Suudaan, ka dib markii dhowr xab ad joojin ay burburtay.

War qoraal ah oo ay si wadajir ah u soo saareen dowladaha Mareykanka

iyo Sacuudiga, ayaa lagu soo dhaweeyay billowga "wada hadallada horudhaca ah” ee magaalada Ji ddah ku dhexmari doonna ciidamada Suudaan, iyo xoogagga taageerada degdegga ah ee RSF.

Ciidamada Suudaan, ayaa sheegay in wada hadallada ay uga gol leeyihiin in wax loogga qabto arrimaha bini’aadantinimada. Ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxaya dhanka kale ee ciidamada RSF-ta.

Ciidanka ayaa waxay xaqiijiyeen inay ergo u dirtay Jiddah, si ay wada-hadallada uga qayb-ga laan.

Qaramada Midoobay iyo hay’adaha kale ee gar gaarka, ayaa waxay ku cadaadiyeen dhinacyada ku dagaalamaya Sudan wada hadal, maadaama ay soo wajahday xaalad bini’aadantinimo oo xun oo ka taagan dalka Suudaan.

Ku dhawaad ​​saddex toddobaad oo dagaallo culus ay socdeen, ayaa waxaa ku dhintay boqol aal qof, waxaana ku barakac ay ku dhawaad ​​450, 000 oo rayid ah.

Wadartaas guud, Ururka Caalamiga ah ee So cdaalka, ayaa sheegay in in ka badan 115,000 oo ka mid ah dadkani ay u qaxeen dalalka deriska la ah Sudan

Hey’adda caafimaadka adduunka oo war kasoo saartay cudurka Covid19 Dadka ku jira saf oo uu afka u xiran yahay

Dadka ku jira saf oo uu afka u xiran yah ayImage caption: Dadka ku jira saf oo uu afka u xiran yahay

Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), ayaa ku dhawaaqay in cudurka Covid-19, uusan haatan iyo wixii ka danbeeya aanu dunida ku keeni karin "xa alad caafimaad oo halis ah oo caalami ah".

Bayaanka ayaa ka dhig an tallaabo weyn oo loo qa aday dhanka soo gaba gab eynta cudurkan dunida masiibada ku noqday.

Wuxuu sidoo kale kusoo beegmayaa bayaanka seddex sano ka dib markii ugu horeysay oo ay he y’addu ku dhawaaqday in cudurkani yahay halista ugu weyn ee ay dunida wajahayso.

Saraakiisha ayaa sheegay in heerka dhim ashada fayrasku uu hoos uga dhacay tirada aadka u faraha badan, ee in ka badan 100,000 oo qof in usbuucii ay u dhintaan. Laga soo bilaabo bishii Janaayo ee sanadkii 2021-kii, ayay tirada dhima shada usbuucii sareysay, halka ay haatan noqotay 3,500 in toddobaadkii laga bilaabo 24-kii Abriil ee sanadkan.

Madaxa WHO ayaa sheegay in ugu yar aan tod dobo milyan oo qof ay u dhinteen cudurka Covid19.

MAXAY MADAX KUTIDU KU JECLAA TAY KHASHIN QUBKA?

Madax kutidan madow ayaa ka naxsatay ma amulaha dugsiga West Virginia usbuucan gu dihiisa ka dib markii ay ka soo dhex boodday kha shin qubkan yaallay bannaanka iskuullka.

Muuqaal ay ay kaamaradda amnigu duubtay oo si weyn loo faafiyey ayaa muujinaya maamu laha dugsiga hoose ee Ze la James Marsh oo furaya khashin qubka kadibna bahal weyni kaga soo baxay, isaga oo sii daayay qaylo aad u weyn oo horseedday in Mr Marsh iyo xayawaankii dhogorta badnaaba argagaxaan oo ay cagaha wax ka dayaan.

"Taasi waxay ahayd 7:15 kii aroornimo. Waxay ahayd wax hurdada kaa duulinaya haddaad horay indhaha isku yar haysay," Mr Marsh ayaa u she egay wakaaladda wararka ee Associated Press (AP).

Khubarrada duurjoogta ayaa BBC-da u shee gay, sida ay wax u dheceen haba cabsi badnatee, qashin qubka lagu arko madax kuti, ma aha wax lala yaabo - sidoo kale Mr Marsh ma’aha mana no qon doono qofka kaliya ee halkaas kula kulma madax kuti.

"Waa wax caadi ah. Sida dadka bini'aadamka ah ay u sii kordhayaan, waxaan aragnaa dad bad an oo ku nool deegaanka xayawaanka," ayuu yiri Kim Titchener, aasaasaha Badbaadada Oorsada Madaxkutida ee goblka Alberta Canada. "Marka nasiib darro, waxaa dhacya iska hor imaad badan."

Waqooyiga Ameerika waxay hoy u tahay in ka badan 700,000 oo madaxkutida nooca madow ah, kuwaas oo ku nool gobollo badan oo Maraykan iyo Kanada ah. In kasta oo noca madow ay dhif ta hay dhanka gardarreysiga biniaadmiga waxaa aad ugu dhow labada nooc ee kale - ee ku dhaqan Waqooyiga Ameerika – mida bunniga ah iyo tan

Maamulaha oo cagaha wax ka dayaya

Meelaha qaarkood sida gobolka uu ka soo jeedo Mr Marsh ee West Virginia, iyo sidoo kale New Jersey iyo Tennessee, ayaa laga yaabaa inay aad uga dhacaan la kulanka madax kutida maadaama ay leeyihiin tirada sii kordhaysa ee naasleyda, ayuu yidhi David Drake, oo ah borofisar iyo khabiir ku takhasusay duurjoogta oo ka tirsan Jaamaca dda Wisconsin.

Khashin-qubka, gaar ahaan kuwa ay cuntada ku jirto, ayaa ah meesha ugu habboon nooleyaa sha, kuwaas oo doorbida in ay cunaan hambada bini'aadamka halkii ay ka cuni lahaayeen ubaxa iyo miraha, ayay tidhi Ms Titchener.

Laakiin meelo badan - oo uu ka mid yahay du gsiga Mr Marsh - ayaan lahayn qashin-qub madax kutida u adkeysta, ayay tidhi. Waxay xustay in ink asta oo qashin-qubka cagaarani quful lahaa had dana waxaa ku daboolnaa caag aan u adkeysan Karin ciddiyaha xoogga badan ee oorsada.

Weelasha khashinka ee u adkeysan kara Madax kutida waxay ka samaysan yihiin bir waxa yna leeyihiin handaraaf si ay albaabbadu u xidhm aan. Waxay ku ba dan yihiin dhulka ka amka ah iyo beera ha lagu nasto ee ba danaa habeenkii ay soo booqdaan xaw ayaanku.

Kuwa aan hubin in khashin-qubkoodu u ad keysan karo jebinta madakutida waxay xitaa u diri karaan xarunta Montana ee madax kutida iyo uub atada/yeyda. Halkaa, shaqaaluhu waxay ka buuxi yaan weelasha qashinka, cunto, waxayna tijaab iyaan xooggooda iyaga oo ku fasaxaya oorsada bunniga ah si ay isugu daydo in ay jebiso ama ka la jeexdo shayga ku daboolan.

Khubarrada qaar ayaa xitaa kula taliyay dadka ku nool meelaha ay ku badan tahay Madaxkutidu in ay talaajadahooda xidhaan, maadaama noolaha la og yahay in uu guryaha u soo galo si uu cunto ugusoo raadsado.

Ugu dambeyntii, haysashada weelasha kaydi nta badbaadada leh waxay gacan ka geysataa ila alinta bahalaha laftooda, maadaama qaar badan ay ku dhintaan kulannada noocan ah, ayay tiri Ms Titchener.

Bahallaha caadaysatay inay cunto ka helaan dadka agtooda waxay sii wadi doonaan inay la kul maan dadka marar badan- ilaa ugu dambeyntii la ga takhaluso ama laga saaro meesha ay ku nool yihiin.

"Oorso la quudiyey waa mid dhimatay" waa ha dal caan ka ah buur fantayaasha Maraykanka. XIGASHO:-BBC




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip