
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 6-DA MAY 2023-KA
Madaxweyne Xasan oo si weyn u dhaliilay Saciid Deni, kana digay…
Madaxweynaha Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xiisadda siyaa sadeed ee ka taagan gudaha maamulka Puntland ee sal ka ku haysa doorashada maamulkaas iyo damaca la xiriira ee madaxweyne Saciid Deni.
Madaxweynaha ayaa wa xa uu sheegay in uusan ra ali ka aheyn in nidaamka dowladnimo ee Puntland uu ka dumo iyo inay isdilaan, xilli ay meel sare ga artay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya maa mulka Saciid Deni iyo siyaasiyiinta reer Puntland ee mucaaradsan.
"Ifa-faalayaasha muuqda wadada aan soo mar nay ee aan sheegayno marka u barbar dhigno ifa-faalayaal fiican ma ahan,” ayuu yiri madaxwe yne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka deyriyay xaalad da siyaasadeed ee ka taagan maamulka Puntlnd.
Madaxweynaha ayaa uga digay madaxweyne Saciid Deni iyo maamulkiisa inay isku dayaan doo rasho aan la isku raacsaneyn, isagoo hogg aanka Puntland ugu baaqay inay ka feejignaad aan talla abo kasta oo qal-qal gelin karta nidaamkii ay hor ay Puntland ugu soo caana maashay.
Sidoo kale madaxweynaha ayaa wuxuu ugu ba aqay madaxda Puntland ee ugu sareeyo madax weyne Deni inay tix-geliyaan rabitaanka bulshada, oo aysan ka tallaabsan, "ha ka tallaabs anin kama tallaabsan kartaane, aad iyo aad ugu dhago nug laada oo dhageysta.”
"Meel dhaqan leh oo dhaqankeedu xooggan ya hay oo siyaasiyiin dalka laga yaqaano leh waaye, siyaasiyiinta ha la dhageysto, odayaasha dhaqan ka ha la dhageysto. Ka bacdi sida uu maamulka iyo dowladnimo u adkaanayaan ha la yeello.”
Dagaalka magaalada Laascaanood
Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in doorash ooyinka qof iyo cod ee uu leexsaday Deni, ay hore uga gadmi weyday reer Puntland, sidaas darteed ay tahay in si wada-ogol ah oo lagu qanacsan yah ay lagu saleeyo hanaanka doorasho oyinka maa mulkaasi ee qof iyo codka ah.
Xukuumadda oo soo bandhigtay in 70% hoos loo dhigay weeraradii Shabaab
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre oo shir guddoomiyay shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada ayaa lagu ansi xiyay heshiiska Adeegga Duulista & Hawada ee dalalka Somaliya iyo Kenya.
Shirka ayaa lagu lafa-guray guulaha ay ciidam adu ka gaareen Hawlgalka Ciiltire, ee lagu xasilli nayo amniga Magaalada Muqdisho iyo gulufka dib u xoreynta dalka.
Shirka ayaa lagu soo bandhigay in ciidamadu ay hoos u dhigeen toddobaatan boqolkiiba (70%) weeraradii maleeshiyada Al Shabaab ka gaysanay een dalka.
"Golaha Wasiirada ayaa bogaadiyay guulaha ay ciidamadu ka gaareen xoreynta dalka, oo suur ta-gelisay in 70% hoos loo dhigay weeraradii ay ar gagixisadu ka gaysan jireen dalka, waxaana lagu guuleystay xasillinta caasimadda oo sababtay in si nabad ah ay shacabka Soomaaliyeed u cibaadeys taan bishii soon.” Ayaa lagu yiri war ka soo baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha.
Warka ayaa lagu sheegay "Shirka Golaha Wa siirrada ayaa lagu ansixiyay heshiiska iskaashi ee Adeegga Duulista & Hawada ee Somaliya iyo Ke nya, kaas oo dib u cusbooneysiin ay ku sameey een labada dal.
Golaha ayaa warbixin ka dhagaystay Guddiga Wasiirada ah ee loo xil saaray soo celinta muwaa diniinta Soomaaliyeed ee ku xayirmay dagaalka Suudaan, iyada oo lagu guuleystay in 1198 qof oo u badan arday wax ka baraneysay Suudaan lagu soo celiyo dalka, welina ay socon ayaan howlaha daadgureynta muwaadin iinta Soomaaliyeed.”
Madaxweyne Xasan "Dalka waxa uu yeelanaya lacag cusub inta aan bixin”
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh eekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisa ay ku howlan tahay soo daabicista lacag Shilling Soo maali ah oo uu dalka uu yeesho, ayna hirgelinay aan kahor inta uusan dhamaan muddo xileedkiisa.Madaxweynaha ayaa ballan-qaadkan ka sameey ay kulan dadweyne oo dhawaan uga qeyb-galay magaalada Muq disho, isaga oo sheegay inta uu san bixin ay ka go’an tahay in dalka uu yeesho lac ag cusub, taasi oo uu sheegay in qorshaheeda iyo hanaankii looga dhameyn lahaa uu marayo meel wanaagsan.
"Aniga markii aan horraantii 2017 dalka ka taga yay waxaan ka tagay ayada oo naqshadii lacagtii la isku raacay oo aan weynay dhaqaalihii aan ku soo daabacan laheyn, waxay u baahan tahay dha qaale lagu soo daabaco lacagta, sidoo kale waxay u baahan tahay heshiis siyaasadeed,” ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Waxa uu intaas sii raaciyay "Shalay waxay mar eysaa meel sidii oo kale qaban-qaabsan oo saw irkii lacagta la hayo, dhismayaashii Bangiyada Dhexe ee dowlad-goboleedyada xataa qaarkood la dhisay, qarkoodna uu dhismahooda socda. He shiiskeeda siyaasadeedna ee dhaqaalaha waa wa xa laga hadlayo ee madalahan loo fadhiyo.”
Madaxweynaha ayaa ugu dambeyntiina waxa uu sheegay inay dowladdiisu ku dadaaleyso inta uusan dhamaan muddo xileedkiisa, sidii dalka u yeelan lahaa lacag Shilling Soomaali ah oo cusub, oo bedesha midda duugta ah ee laga isticmaalo dalka.
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa horraantii sanadkaan ku dhowaaqay qorshe uu ku beddel ayo lacagta kaliya ee dalka uu leeyahay.
Lacag 1,000-shilling ah oo dib loo naqshadeey ey ayaa lagu beddeli doonaa lacagta hadda jirta oo markii ugu dambeysay la daabacay kahor inta aanu billaaban dagaalkii sokeeye 1991-kii, sida la ga soo xigtay Bangiga Dhexe.
Lacagtii hore ayaa qarka u saaran inay mee sha ka baxdo, soo saarista cusubna waxay la-dag aalami doontaa lacagaha sharci darrada ah iyo in la-xakameeyo sicir-bararka iyadoo la baabi’inayo lacagaha xad dhaafka ah.
Si kastaba, Lacagta shillinka ah ee weli suuqa ku jirta ayaa ah mid aad u duugowday, waxaana lagu beddelay lacago dollar ah ama lacago si gaar ah loo daabacay oo intooda badan ah lacago be en abuur ah.
DF Somalia oo soo saartay digniino hor leh
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay digniino hor leh, kuwaasi oo la xiriira waxyeelo xooggan oo ka dhalan karta roobab ma hiigan ah oo la saadaalinayo inuu ka da’o qaar ka mid ah gobolada iyo degmooyinka dalka.
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa ka cabsi qabta in bulshada Soomaaliyeed ay waxyeelo badan ka soo gaarto fatahaadaha iyo daadadka roobkaasi ay sababaan, iyada oo warbixin digniin ahna soo saartay.
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA Md.Maxa muud Ma cal lim Cabdulle ayaa shacabka Soo ma aliyeed uga digay inay ka fogaadaan neelaha qa tarta uga imaan karto, maadaama laga cabsi qabo in uu gobollada dalka qaarkood ka da’o roobab mahiigaan ah.
Guddoomiyaha oo shir jaraa’id ku qabtay Mu qdisho ayaa faray shacabka inay muujiyaan feej ignan dheeri ah, isaga oo xusay in dhawaan maga alada Qardho ay ku soo rogmadeen daadad, si doo kalena ay caasimadda dalka ay ka dhaceen dhimasho sababtay roobabkaaasi
"Shacabka Soomaaliyed ha ka fogadaan gooba ha biyo mareenada ah, roob xoogan oo mahiigan ah ayaa ku soo wajahan dalka sidoo kale shacab ka waxaan rabnaa inay qaataan talooyinka hay’ad da, maadaama isbuuc kasta an soo saarno xaal ado aan uga hadleyno roobabka iyo webiyada bu ux dhaafiyay ee laga cabsi qabo inay fatahaado ka dhashaan,” ayuu yiri guddoomiyaha hay’adda maareynta musiibooyinka qaranka.
Sidoo kale waxa uu shaaciyay inay ka dowladd ahaan wadaan qorsheyaal looga faa’iidaysan doo na biyaha, maadaama shacabku ay mar ka caba nayaan biyo yari, halka marka kalena kaga cabto fatahaadaha, sida uu sheegay.
Agaasimaha xarunta qaran ee howl-gallada gurmadka deg-dega(NEOC) ee hay’adda SODMA oo sidoo kale madashaasi ka hadlay ayaa waxa uu sheegay in xarumaha kala duwan ee hay’adda ay mar walba u taagan yihiin inay bulshada Soom aaliyeed siiyaan digniino looga hortagayo dhiba atada.
Agaasimaha oo ay hoos tagto xarunta qaran ka digista halis-wadareedka ayaa sidoo kale maalmo kahor soo saartay digniin sheegaysa in qaar ka mid ah gobollada dalka ay wajihi karaan khatar ka ga timaada halista daadadka roobka, oo saameyn xooggan ku yeelan karta naf iyo maalba.
Qoraal kasoo baxay xilligaasi hay’adda Maar eynta musiibooyinka Qaranka xarunteeda ka-digi sta halis-wadareedka ayaa waxaa lagu sheegay in roob xoogan ka di’i doonaan qaar ka mid ah gob ollada dalka sida; Awdal, Waqooyi-galbeed, Sool, Sanaag, Togdheer, Bari, Nugaal, Mudug, Galga duud, Hiiraan, Shabeellada-Dhaxe, Banaadir, Sha beellada-Hoose, Jubadda-Dhexe iyo J/Hoose.
Golaha Wasiirada Puntland oo qaaday tallaabo lagu xalaaleynayo damaca DENI
Golaha wasiirada maamulka Puntland ayaa ans ixiyay in wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka maamulkaasi, taasi oo ay hore uga digeen muc aaridka Puntland, oo ku macneeyay qorshahaan inuu qeyb ka yahay damaca muddo kororsi ee madaxweyne Saciid Deni.
Shirka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoomooyiye madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ay aa waxa uu goluhu cod gacan taag ah ku ansixiy ay in wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka, isl amarkaana xisbiyada siyaasadda maamulkaasi la ga dhigo shan xisbi, halka ay awal aheyd saddex xisbi.
Golaha ayaa go’aankan uu ku meel-mariyay in wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka maamulka asi, u cuskaday dalabka ururada siyaasadda ee ahaa in la badiyo tirada Ururada u gudbaya xisb iyada siyaasadda, taasi oo uu markii hore gadaal ka riixayay madaxweyne Deni.
Dhinaca kale, Shirka Golaha Wasiirada ayaa si doo kale waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin amniga, dib-u-dejinta ardeyda ay saameys ay xaaladda Sool iyo Sudan, dardar-gelinta Doora shada goleyaasha deegaanka.
Golaha ayaa waxa kale oo loo gudbiyay warbi xinta xaaladda gaadiidka dowladda iyo curashada roobabka gu’ga, oo laga cabsi qabo in bulshada ay waxyeelo badan kasoo gaarto fatahaadaha iyo daadadka roobkaasi.
Golaha Wasiirada Dowladda Puntland iyagoo , Goluhu wuxuu soo jeediyay in laga dhigo Xisbiya da Siyaasadda 5 Xisbi halka ay awal aheyd 3 Xis bi, waxaana soojeedintaas oo si aqlabiyad leh Gol uhu u ansixiyey loo gudbinaya Golaha Wakiillada Dowladda Puntland.
Arrintan ayaa imaneysa xilli ay sii xoogeysanay so xiisadda ka dhalatay damaca madaxweyne Sac iid Deni ee ah in la furo dastuurka Puntland, kadib markii uu kulan xasaasi ah la yeeshay ururada siyaasadda.
Saciid Deni ayaa dhawaan waxa uu isugu yee ray ururada siyaasadda, isaga oo kala hadlay furit aanka dastuurka maamulka Puntland, si ururada ku soo baxaya doorashooyinka dowladaha hoose looga dhigo shan, halka dastuurka uu qorayo sadd ex urur siyaasadeed.
Si kastaba, Madaxweynaha Puntland ayaa la sheegay in qorshahaan uu ka damacsan yahay muddo kororosi uu kasoo shaqeynayay muddo, ar rintaasi oo siyaasiyiinta mucaaradka si weyn uga soo horjeedaan.
Guddoomiye Cali Jeyte "Shabaaboow mar wa lba aan idin soo aadno hasii yaacina ee iska keen dhiciya"
Guddoomiyaha maamulka gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Shalay gaaray deegano dho wr ah oo ku yaala Jiinka wabiga Shabeelle ee Koonfurta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Guddoomiye Jeyte ayaa hogga aminaayay ciidamo isugu jira kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka, wax ayna burburin ku sameeyay dooman ay isticm aalayeen kooxda Al-shabaab oo ugu xirnaa wabi ga Shabeelle oo ay si dhuumaaleeysi ah uga soo gudbi jireen.
Wuxuu sheegay gudoomiyaha gobolka Hiiraan in Al-shabaab ay mar walbo ay kacararaan dee gaanada ay sida dhuumaaleysiga ah ku yima
adaan."Al-shabaaboow mar walba aan idin soo aadno hasii yaacina ee iska keen dhiciya hadaad leedhiin awood aad ku dagaalantaan, inta ay nafta igu jirto xabad ayaan idin ku ridaya, ha moodina inaad dad ka Soomaaliyeed aad adinka kasoo hari doontaan ee waxaan idin leeyahay iska baxa oo aada me elaha aad ka timaadeen" ayuu yiri guddo omiye Cali Jeyte.
Guddoomiye Jeyte ayaa sidoo kale tilmaamay in Shabaab waqtigoodii uu dhamaaday oo meelk asta oo ay u cararaan ay uga dabatagi doonaan, wuxuuna ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in Al-shabaab aysan fursad siinin oo ay iska dhic iyaan.
Deegaanada ay Shalay gaareen ciidamadan isk aashanaya ee uu horkacaayay guddoomiyaha gobalka Hiiraan ayaa ahaa kuwa inta badan koo xda Al-shabaab ay si dhuulaameysi ah ku imaan jireen.
Xog: Taliye SHUB oo shaqada ciidanka ka eryay 32 askari + Sababta
Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Ca bdiraxmaan Aadan (Shub) ayaa Shalay shaaciyay in shaqada ciidanka uu ka eryay 32 askari, kuw aasi oo ka tirsanaa ciidanka asluubta.
Taliyaha ayaa sheegay in askartaan uu shaq ada ciidanka uga saaray laba maa lmood gu dah ooda, kadib markii ay ku ca daatay in ciidanka ay isticmaa lan waxy aabaha maanka doori ya.
Taliye Shub ay aa sheegay in had da kadib aan loo dulqaadan doonin askarta cii danka ku dhex joogta cabtooynimada, islamarkaa na ay ka sifeyn doonaan ciidanka kuwa bulshada leh.
"Anaga ciidanka ah hadda xashiish cabno oo wadada la taaganahay calaq, ciidan waaye la lee yahay oo canshuurtii umadda Soomaaliyeed laga qaa day inta mushaar looga dhigay. Xashiisheyste hadda noqoto suurtoobi-weyso in aad ciidanka ka mid noqoto,” ayuu yiri Taliye Shub.
Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay "Laba beri gud aheeda 32 qof oo xashiishteyse ah ayaa gacan te yda ku rusqeeyay, oo irida laga saaray. Fadhiy ada dhiman ee alkuulista keenin bal Ilaahay idinku dhaarshe keena waa rusqeynayna.”
Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) ayaa waxa uu she egay inay rabaan ciidan nadiif ah oo ka madhan daroogo, oo ka tarjumaya sharafta ciidanka Soo maaliyeed.
Waxa uu hadalkiisa sii raaciyay "Laba beri gud aheeda 32 qof oo xashiishteyse ah ayaa gacant eyda ku rusqeeyay, oo irida laga saaray. Fadhi yada dhiman ee alkuulista keenin bal Ilaahay idi nku dhaarshe keena waa rusqeynayna.”
Taliyaha Ciidanka Asluubta General Mahad Ca bdiraxmaan Aadan (Shub) ayaa waxa uu sheegay inay rabaan ciidan nadiif ah oo ka madhan dar oogo, oo ka tarjumaya sharafta ciidanka Soomaal iyeed
.Madasha Siyaasadda P/L oo bayaan culus kasoo saaray tallaabadii golaha wasiirada
Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku mid eysan yihiin siyaasiyiinta ugu miisaanka culus Pun tland ayaa si adag uga horyimid tallaabada uu qaa day Golaha Wasiirada maamulkaasi, ee uu ku ans ixiyay in wax ka bedel lagu sameeyo Dastuurka.
Bayaan kasoo baxay Madashaan ay ku miday san yihiin hoggaamiyeyaasha isbeddel-doon ah ayaa waxaa lagu sheegay inay kasoo horjeedaan ku xad-gudubka Dastuurka Puntland ee maamu lka muddada yar u harsan tahay ee uu hoggaam iyo Saciid Deni, oo isagu caadeystay ku tumasha da shuruucda maamulkaas, sida lagu yiri bayaan kan.
"Madasha Siyaasadda Puntland waxay si xoog gan uga soo horjeeddaa ansixin ku sheega sharci-darrada ah ee Golaha Wasiiraddu ay 4-tii May 20 23-ka wax uga baddaleen Dastuurka Puntland.
Madasha ayaa waxay ugu baaqday madaxw eynaha Puntland Saciid Deni iyo xukuumaddiisa in ay joojiyaan wax ka badalka Dastuurka, islamar kaana aysan kusii dhiiran ku xad-gudubka Dastuur ka maamulkaasi.
"Madasha Siyaasadda Puntland waxay Maxk amadda Dastuurka ugu baaqaysaa inay hor istaag to ku xad-gudubka Dastuurka oo ah heshiis bul sho, islamarkaana ay gudato ilaalinta dastuurka oo ah waajibaadkeeda Dastuuriga ah,” ayaa sidoo kale lagu bayaanka madasha.
Sidoo kale waxay madasha siyaasadda ugu baaqday Baarlamaanka Puntland in uusan ku dh ex milmin damaca siyaasadeed ee Saciid Deni, ay na qeyb ka noqon curyaaminta geedi socodka han aanka dowladnimo, una horseedin Puntland huba nti la’aan siyaasadeed iyo amni.
"Madashu waxay Isimadda Puntland ugu baaq aysaa inaynaan indhaha ka laaban burburka dowl adnimo ee uu wado madaxweynaha wakhtigiisu dhamaadka yahay. Sidoo kale waxay shacab we ynaha reer Puntland ugu baaqaysa in si buuxda lo oga hor-yimaado ku takri-falka awoodda dast uurka.”
Bayaanka kasoo baxay Madasha Siyaasadda Puntland ayaa ugu dambeyntiina waxay ku cade ysay in xaalad kasta oo ka dhalata damaca arrint aan uu mas’uuliyadeeda qaadi doono madaxwey naha dowlad-goboleedka Puntland Md. Deni.
Warkan kasoo baxay Siyaasiyiinta ugu miisaan ka culus maamulka Puntland ayaa waxa uu imana ya saacado kadib markii ay Golaha Wasiirada Pun tland ansixiyay in wax ka bedel lagu sameeyo Da stuurka maamulkaasi.
Golaha ayaa sheegay in go’aankan uu ku me el-mariyay in wax ka bedel lagu sameeyo Dastuur ka maamulkaasi u cuskaday dalabka ururada siya asadda ee ahaa in la badiyo tirada Ururada u gud baya xisbiyada siyaasadda, taasi oo uu markii hore gadaal ka riixayay madaxweyne Deni.
Si kastaba, Madaxweynaha Puntland ayaa la sheegay in qorshahaan uu ka damacsan yahay muddo kororosi uu kasoo shaqeynayay muddo, arrintaasi oo siyaasiyiinta mucaaradka si weyn uga soo horjeedaan.
Xog: Khilaaf xooggan oo ka dhex qarxay Deni iyo Juxa + ‘halka uu salka ku hayo’
Khilaaf xooggan ayaa ka dhex qarxay madax weynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wasiirka arrimaha gudaha maamulkaasi Cabdi Faarax Juxa, sida ay sheegtay inay ogaatay Caasimada Online. Xogta aan ka helayno khilaafkan cusub ee ka dhex aloosan labadan masuul ayaa waxay sheegay saa inuu yimid ka dib markii uu wasiir Juxa uu si adag uga horyimid qorshe uu madaxweynaha Puntland uu ku rabo inuu wax ka bedel ugu sameeyo Dastuurka.
Saciid Deni ayaa raba inuu wax ka bedel ku sa meeyo qoddobo ku jira Dastuurka, gaar ahaan kor dhinta tirada xisbiyada rasmiga ah ee ka soo bax aya barnaamijka qof iyo cod, sida ay sheegtay in ay ogaatay Caasimada Online. Xogaha aan helay no ayaa intaas kusii daraya in khilaafka Deni iyo Juxa uu gaaray heer uu madaxweyne Saciid Deni uu qaato go’aan ah inu xil ka qaadis ku sameeyo wasiir Juxa, taasi oo uga jawaabayo diidmadiisa ku aadan qorshaha uu rabo inuu wax ka bedel u gu sameeyo Dastuurka maamulkaasi.
Madaxweyne Deni ayaa la sheegay in maalma ha soo socda xil ka qaadis uu ku sameeyn doono wasiir Juxa, ayada oo loo badinayo in booskiisa u magacaabo Cabdi Xirsi Cali Qarjab.
Arrintan ayaa imaneysa xilli uu sii xoogeysana yo damaca madaxweyne Saciid Deni ee ah in la fu ro dastuurka Puntland, kadib markii uu kulan xa saasi ah la yeeshay ururada siyaasadda.
Saciid Deni ayaa dhawaan waxa uu isugu yeer ay ururada siyaasadda, isaga oo kala hadlay furit aanka dastuurka maamulka Puntland, si ururada ku soo baxaya doorashooyinka dowladaha hoose looga dhigo shan, halka dastuurka uu qorayo sadd ex urur siyaasadeed.
Si kastaba, Madaxweynaha Puntland ayaa la sheegay in qorshahaan uu ka damacsan yahay muddo kororosi uu kasoo shaqeynayay muddo, ar rintaasi oo xataa siyaasiyiinta mucaaradka si weyn uga soo horjeedaan.
Weerar lagu dilay 7 ka mid ah dagaalamayaa sha Al-shabaab oo ka dhacay gobolka Mudug
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Danab iyo Gorgor oo kaashanaya ciidanka dadka deeg aanka ayaa Shalay weerar kula wareegay deegaa nno ku yaala galbeedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay warbaahinta qaranka ay aa sheegay in ciidamada iskaashanaya ay dhowr jiho ka weerareen deegaanada ay shabaab kaga sugan yihiin Galbeedka degmada Xarardheere.
Jenaraalka ayaa sidoo kale sheegay in ciidama da ay cagta mariyeen saldhigyadii Shabaabka ku lahayeen deegaano ay ka mid yihiin deegaanka Faarax dheere iyo kuwa kale, islamarkaana weer arka looga dilay Al-shabaab 7 ka mid ah dagaa lamayaashooda.
"Ciidamada ayaa weerar jahooyin kala duwan leh ku qaaday Maleyshiyaadka Shabaab oo isku aruursanayay deegaanada Galbeedka X/dheere ay kaga harsan yihiin, ka dib xogo aan ka hel nay dadka deegaanka Shabaab is aruursanaayay ay ay ciidanku weerareen oo waxay ka dileen ilaa 7 xubnood, waxana la burburiyay saldhigyadoodii" ayuu yiri Jen.Biixi.Taliyuha ayaa intaasi hadal kiisa ku daray in ciidamada ay kooxda ka qabsadeen gaari ay ku ururin jireen Xoolaha ay ka qaadi jiren dadka deegaanka oo ay gu yeeraan Sakawaad. Qaramada Midoobay oo ergay cusub usoo magacowday Soomaaliya
xoghayaha guud ee Q/Midoobay António Gu terres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dh alatay dalka Ingiriiska ergeyga cusub ee Soomaal iya iyo madaxa xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM).
Catriona Laing ayaa xilka kala wareegaysa Ja mes Swan oo u dhashay dalka Maraykanka, kaas oo lagu ammaanay hoggaamintiisa inta uu xilka hayo.
Laing oo haysta in ka badan 35 sano oo waayo-aragnimo ah, waxa ay jagooyin badan kasoo qab atay siyaasadda dawladda UK, heer qaran iyo he er caalamiba.
Waxa ay soo noqotay Ku-xigeenka Madaxa Qaybta Istaraatiijiyadda R/ Wasaaraha UK (2000-2004), Agaasimaha Xuquuqda Aada naha ee Wasaaradda Caddaal adda (2009-2012). iyo Madaxa Waaxda Horumar inta Caalamiga ah ee Suudaan (2006-2009).
Waxay kaloo madax ka ahayd Xafiiska Horuma rinta QM ee Soomaaliya 1993 ilaa 1994kii.
Safiirka cusub ayaa waxay dhawaan soo noqot ay Safiirka Ingiriiska ee Nigeria iyo Safiirka Ingiriis ka u fadhiya Zimbabwe.
Laing waxa ay ka shaqayndoontaa wadahadal siyaasadeed iyo dib-u-heshiisiin ka caawin doonta dowladda Soomaaliya dhismaha hay’adaha dowl iga ah, horumarinta xuquuqul insaanka iyo ku dha qanka sharciga, isku dubaridka dadaallada garg aarka bini’aadinimo, iyo taageeridda nabadda iyo amniga qaranka.
Xog: Saciid DENI oo qorshaynaya ‘inuu xilka ka qaado’ taliyeyaasha ciidanka mid kamid ah
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa qorsheyanaya inuu beddelo dha waan oo xilka ka qaado taliyaha guud ee ciidanka Daraawiishta Puntland Gen. Abshir Cabdi Jaamaca, sida aysh eegtay in ay ogaatay Caasimada Online.
Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa lagu wa daa in uu taliyaha cusub ee ciidanka Daraawiishta u magacaabo General Muumin Cabdi Shire oo ha dda ah taliyaha Booliska maamulkaasi.
Xogaha aan ka helayno isbeddelka cusub ee uu sameynayo madaxweyne Saciid Deni ayaa si doo kale waxay sheegayaan in taliyaha cusub ee Booliska loo magacaabo Gaashaanle Sare Cabdi naasir Maxamed Muuse (Shaati) kadib markii loo dallacsiiyo Sarreeye-Guuto.
Shaati ayaa hadda ah taliyaha ciidanka Madax tooyada maamulka Puntland, waxaana xilkaas loo magacaabay horraanta sanadkii hore ee 2022-ka, wuxuuna hadda kamid yahay saraakiisha ku dhow madaxweynaha Puntland.
Arrimahan ayaa imanaya xilli uu Shalay mada xweyne Deni uu kormeer ku tegay Taliska Ciidan ka Daraawiishta Dowlad-goboleedka Puntland ee 54-aad, oo qeybo kamid ah dib-u-dayactir iyo qala beyn lagu sameeyay.
Xaruntan oo Puntland u ah mid taariikhi ah, maadaama ay tahay halkii lagu qabtay shirkii lagu aas-aasay dowlad-goboleedka Puntland ayaa wa xa uu madaxweyne Deni oo hore kormeer ugu yi mi amray in dib-u-dhis iyo dayactir lagu sameeyo, lana qalabeeyo dhammaan xafiisyada .
Deni ayaa Shalay mid mid u dul istaagay qey baha kala duwan xarunta, habka loo dhisay iyo si da loo qalabeeyay xafiisyada kala duwan, isaga oo warbixin ka dhegaystay saraakiisha iyo masuu liyiinta kale ee xarunta. Si kastaba, isbeddelkan uu sameynayo madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland ayaa kusoo aadaya xilli uu Saciid Deni uu wajahayo culeys siyaasadeed oo gudaha ah, iyada oo muddo kooban ka harsan tahay muddo xileedkiisa.
Sarkaal iyo ciidamo ka goostay Somaliland oo ku biiray SSC
Sarkaal iyo ciidan uu wato oo kasoo goostay So maliland ayaa ku biiray ciidanka Jabhada SSC ee gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.
Taliyaha Jabhada SSC Cabdi Madoobe ayaa ciidan kan iyo sarkaalka horkacayay kusoo dhaweeyay Jabhada SSC, waxayna ku biirayaan dagaalka loo ga soo horjeedo xukuumadda Somaliland ee ka socda xarunta gobolka Sool ee magaalada Laasc aanood. "Caro-wayn qaybna Jabhada ayaa ka da ganayd qaybna ciidamada deegaanka ee Somal iland ka mushaar qaata. Waxaanu ku guulaysanay in labadii ciidanba ay hal ciidan isku noqdaan,” ayuu yiri Taliyaha Jabhada SSC Cabdi Madoobe.
Taliyaha ayaa waxa uu ku bogaadiyay Kornayl Maxamed Deeq oo ah sarkaalka horkacayay ciid anka ku biiray Jabhada SSC, inuu la dareen noq day dadkiisii iyo deegaankiisii, uuna kasoo horjees tay duulaanka lagu yahay dhulkooda, sida uu had alka u dhigay.
Sidoo kale waxa uu sheegay in aanay meel iska fadhiyi doonin ee ay dagaalami doonaan, "Waa soo dhamaatay waan-waan kasta oo la doonayay in dagaalka lagu joojiyo, waxaan galaynaa halgan, iska fadhiyi mayno,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.
Saraakiil kale oo ka hadlay munaasabadda la gu soo dhaweynayay ciidanka kasoo goostay So maliland yaa dhankooda sheegay inay rabaan in ay weeraraan magaalada Caynaba, ayna wixii ka dambeeya ay xabad isticmaalayaan.
SSC ayaa sidoo kale waxay goobo kala duwa n uga sugan taahy gobolka Cayn, tan iyo markii la aas-aasay oo ay isku fidineysay deegaanadaas, waxayn dagaal adag kula jirta xukuumadda Soma liland.
Si kastaba, Dagaalka ka socda xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa qaatay in ka badan sa ddex bilood, wuxuuna barakiciyay boqollaal kun oo qof, ayada oo sidoo kale boqollaal kale ayaa ku naf waayeen, illaa iyo haddana majirto wax ifafaa lo ah oo muuqata in dhinacyadu xabada ku jooji nayaan, iyada oo ay fashilmeen waan-waan iyo dhex-dhexaadin la xiriirtay arrintaan.
Somaliland oo shaacisay inay gacanta ku dhig tay Nin Aabihiis Dil u geystay
Ciidanka Booliska Maamulka Somaliland ayaa Shalay gacanta ku soo dhigay Eedaysane Ciise Maxamed Yuusuf.
Qoraal kasoo baxay Taliska Booliska ayaa lagu sheegay in Eedaysanahan uu ku eedaysan yahay in uu dil u geystay Aabihii oo lagu magacaabi jiray Maxamed Yuusuf Aadan 1/5/2023
Ciidanka Maam ulka Somalil and ayaa hawlagl ku baadi go obaayay tan iyo maalinkii uu dilka gaystay Eedaysanaha, waxayna ugu damba yn ka soo qabteen Magaa lada Wajaale.
"Ciidanku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta oo isku dayda amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan iyagoo ILAAHAY talo saaranaaya” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Taliska Boolis ka Somaliland.
Shir looga hadlay abaaraha iyo cuni-yarida dalalka geeska Afrika oo lagu qabtay Shiinaha
Shir oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Mid oobey xafiiskeeda dalka Shiinaha ayaa waxaa xo og lagu saaray sidii looga hortagi lahaa abaaraha mar walba ka dhaca dalalka geeska Afrika gaar ah aan Soomaaliya, Itoobiya iyo Kenya.
Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaal iya ee dalka Shiinaha oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in muhiim tahay in xal loo helo cuni-ya rida abaaraha dalalka geeska Afr ika kusoo laablaabta kuwaasoo saameen badan ku yeesha dad ka dega geeska Afrika oo Sooma aliya ugu horeeyso. Sidoo kale safiirka ayaa soo dhaweeyay doodaha arrimahaas looga hadla yo ayna tahay in laga hadlo sidii difaac looga yee lan lahaa abaarahaas muddo badan bulshada ge eska Afrika ku raaga.
Qaramada Midoobey ayaa inta badan soo qab anqaabisa shirarkan oo kale kuwaasoo xal loogu raadinaayo dhibaatooyinka nololeed ee haysta dalalka aduunka.
Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-Shabaab oo ka socda Hiiraan
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada DFS iyo Al-Shabaab ayaa Shalay ka qarxay deegaanka Maxamed Xasan oo u dhaxeeya deegaanada Baa r-dheere iyo Beerxaanno ee dhaca Koonfurta Bel edweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in dagaalka socda uu markii hore ka bilowday, ka gad aal markii ciidanka dowladda iyo kuwa Dib-u-xoreynta deegaanka weerar ku qaad een fariisinka Shabaabka ay ku lahaayeen deeg aanka Maxamed Xasan.
Dagaalka ayaa la isku adeegsanayaan hubka culculus, waxaana wararka ay intaas kusii daray aan in xaaladda deegaanka haatan ay tahay mid kacsan, isla markaana aan la ogeyn weli khasaar aha ka dhashay dagaalka u dhexeeya ciidanka dowladda iyo Shabaab.
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cis maan, Xildhibaan Cabduqaadir Maxamuud Ow-bakar Dhagaweyne, Wasiirkii hore ee Gaadiidka badda Faarax Gacameey iyo saraakiil ciidan ayaa hoggaaminaya ciidanka weerarka qaaday.
Somaliland ‘oo iska fogeysay’ arrin ay ku dhowaaqday DF
Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeys ay ka hadashay tirakoob dadwayne oo ay ku dhow aaqday dowladda federaalka Soomaaliya inay ka sameynayso dalka.Somaliland ayaa sheegtay inay tahay dal gaar u taagan oo ka madax-banaan JFS, sidaas darteed aysan khuseyn tirakoobka ay DFS, sida lagu yiri bayaan kasoo baxay shirka Gola ha Wasiirrada Somaliland.
"In aanay Qaranka So maliland khusaynin Tiro koobka ay Soomaaliya ay ku dhawaaqday in ay waddo, maxaa yeelay Jamhuuriyadda Somaliland waa dal gaar u taagan jiritaan ahaanna ka horreey ey Soomaaliya,” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo ba xay shirka Golaha Wasiirrada Somaliland.
"Somaliland xuduudaheeda Afarta Jahaba way cad yihiin, waana xuduudo caalami ah. Sidaa dart eed, Jamhuuriyadda Somaliland iyo Xuduudahee du waxay u jiraan si sharci ah (de jure).”
Bayaanka Golaha ayaa sidoo kale waxa looga hadlay xuska 18 May, ayada oo ugu baaqay in shacabka iyo ciidanka qaabilsan amniga Somalil and inay iskaga kaashadaan ilaalinta nabad-gelyada, islamarkaana ciidanku ay si gaar ah xil-weyn iska saaraan xoojinta amniga. "Xuska 18 May ee sannad guuradda 32-aad ee ka soo war eegtay dib-ula-soo-noqoshadii Madax-banaanida Jamhuuriyadda Somaliland awgeed, waxay ciid ammada ku hawlan difaaca guud ee Qarankuna ku sugnaan doonaan xarumahoodii,” ayaa sidoo la gu yiri bayaanka Somaliland.
Si kastaba, Barnaamijka ay ka hortimid Somali land oo sida qorshuhu yahay laga fulin doono dha maan dowlad-goboleedyada dalka, ayaa waxa uu door muhiima ka ciyaari doona amniga iyo dhaqa alaha, sida ay sheegtay dowladda.
Faysal Cali Waraabe: Ma jiro wadahadal Soma liland iyo Soomaaliya ah oo hada dhacaya
Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Somaliland Fa ysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in anay suura gal ahayn in wadahadal hada dhexmaro Somali land iyo Soomaaliya. Guddoomiyaha oo waraysi siiyay idaacada BBC Somali, ayaa sheegay in lab ada dhinac anay hada ku jirin jawi dagan oo ay ku wadahadli karaan, isla markaana loo bahanyahay in dhinacyadu isa soo hagaajiyaan.
"Ma jiro wadahadal Somaliland iyo Soomaaliya ah oo hada dhacaya, Somaliland qalalaase ayay ku jirta, mid dagaal ayay ku jirtaa, qalalaase siyaa sadeed ayay ku jirtaa, madaxweynaha wakhtigiisii wuu dhamaaday, wax aanu isla ognahayna ma jirto" ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe.
Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in Soomaaliya ay addu unka ka dhaadhicisay in wadahadaladu ay yihiin kuwo lagu midaynayo labada dhinac, waxa kale oo uu sheegay in Soomaaliya anay ka jirin dowlad ay talo ka godo, Somaliland-na ay qalalaase siya asadeed ku jirto, marka loobahanyahay in dhina cyadu horta iyagu is hagaajiyaan.
Waxa uu intaa kudaray in Somaliland anay wax ba uga baahnayn Soomaaliya, isla markaana ay tahay dowlad 30 sanno madaxbannaanayd, aanu na jirin wax uu wadahadalka Soomaaliya kusoo kordhinayo Somaliland, isaga oo sheegay in So omaaliya ay ka baxday heshiisyadii hore loo ga lay.
Faysal Cali Waraabe ayaa qayb ka ahaa wad ahadaladii hore u dhexmaray Somaliland iyo So omaaliya, lakiin sannadadii ugu danbeeyay ayuu ka laabtay fikir kiisii hore.
Soomaalida Kenya oo ka hadashay Go’aanka ay qaateen Mucaaradka dalkaasi
Mucaaradka Kenya ayaa mar kale todobaadka an joojiyay dibadbaxyadii ay uga soo horjeedeen dowladda Madaxweyne William Ruto, kadib markii dowladda ay isbeddal ku samaysay qaar ka mid ah tabashooyinkii ay qabeen mucaaradka.
Tallaabada ay mucaaradku mar kale ku hakiyeen dibadbaxy ada mudada ay wadahadaladu so cdaan ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Kenya oo ay Soomaaliduna ay ka mid tahay.
Mas’uuliyiinta Ganacsatada Soomaalida Kenya oo la hadlay Idaacadda VOA-da ayaa u sheegay inay soo dhaweynayaan Go’aanka ay qaateen Mu caaradka Kenya oo ay ku joojiyeen dibadbaxyadii ay uga soo horjeedeen dowladda.
Ganacsatada ayaa xustay in rabashadihii ka dhacay dalka ay saameyn xooggan ku yeesheen Ganacsatada Soomaalida, Ardayda iyo dadka sha cabka ah, isla markaana uu hakad galay ganacsig ooda, iyagoo intaas kusii daray inay la kulmeen dhibaatooyin
Go’aanka mucaaradka ayey ku tilmaameen So omaalida inuu yahay mid ay ku faraxsan yihiin oo ay soo dhaweynayaan. Dhinaca kale Mucaaradka ayaa dowladda Madaxweyne William Ruto ka dal baday inay bilaabaan wadahadalo lagu xaliayo tab ashooyinka jira
Falastiiniyiinta oo go’aan cusub uga dhowaaqay GAZA
Kooxda Falastiiniyiinta ee Islamic Jihad ayaa xababd-joojin uga dhowaaqday Gaza, kadib markii ay gantaallo is-weydaarsadeen Israel, taasi oo ka dambeysay markii xubin sare oo ka mid ah oo cuntada ka soomay uu ku dhintay Israel.
Hal qof oo Falastiini ah ayaa lagu dilay, shan kalena waa lagu dhaawacay weerar duqeymo ah oo Israel ay qaaday ayada oo ka aargudaneysa gantaallo looga soo tuuray Gaza, sida ay she egtay wasaaradda caafimaadka ee Gaza.
Hase yeeshee, dhex-dhexaadiyeyaal ka socday Qatar, Masar iyo QM ayaa ku guuleystay in lasoo celiyo xasilloonida abaare 4:00 am, sida laga soo xigtay ilo-war eedyo ka tirsan kooxda Isla mic Jihad.
Masar oo horey u dhex-dhexaadisay Israel iyo dagaal-yahannada Falastiiniyiinta ayaa ka qeyb qaadatay xabadd-joojinta, inkasta oo weli Israel ay san xaqiijin wax heshiis ah.
"Waxaan ku guuleysanay inaan gaarno xasil looni ayada oo labada dhinacba ay ka jawaabeen Shalay,” waxaa sidaas wakaaladda AFP u sheeg ay ilo-wareed amni oo Masaari ah oo codsaday inaan la magacaabin.
Ciidamada Israel ayaa sheegay in digniintii ugu dambeysay ay ka dhowaqday xuduudda Gaza, ab aare 5:30 am. Ilo-wareedyo ku sugan Gaza ayaa isheegay in dhowr gantaal oo ku wajahan Israel halkaas laga soo tuuray xilligaas.
"Hal wareeg oo ka mid ah iska hor-imaadyada ayaa dhammaaday, hase yeeshee iska caabinta waa ay sii socon doontaa mana istaagi doonto,” waxaa sidaas bayaan ku yiri Tariq Salmi, oo ah afhayeenka Islamic Jihad.
"Dagaal-yahannadeena geesiyaaasha ah wa xay muujiyeen daacadnimadooda iyo sida ay uga go’an tahay inay difaacaan dadkooda,” ayuu inta as kusii daray.
Hoggaamiyaha Xamas Ismail Haniyeh ayaa dal baday in Israel ay qoyskiisa kusoo wareejiso meyd ka sarkaalka gajaada u dhintay.
"Waxaan adkeyneynaa – sida aan u sheegnay dhex-dhexaadiyeyaasha inay lagama maarmaan tahay in meydka shahiid Khader Adnan lagu soo wareejiyo qoyskiisa,” ayuu Haniyeh ku yiri bayaan.
Adnan, oo ahaa 45 jir ka yimid magaalada Je nin ee Daanta Galbeed ee la haysto, ayaa dhintay Talaadadii kadib 87 maalmood oo uu cuntada ka soomanaa kadib markii Israel ay u xirtay xiriirkiisa Islamic Jihad.
Fatahaado 50 qof ku dilay degaanka Soomaalida
Fatahaad ka dhalatay roobka gu’ga oo xiligan ka da’aya deegaanka Soomaalida oo webiyada buux-dhaafiyeen ayaa khasaaro naf iyo maalba isugu jirta waxa ay u geysteen dadka ku dhaqan dhulka webiyada ku dhow.
Fatahaadda waxaa ku geeriyooday dad ay tiradoodu 50 ku dhowdahay, waxaana ku baro-kacay in kabadan 40 kun oo qoys, halka ay sidoo kale ku nafw aayeen xoolo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 19 kun oo neef.
Daadadkan ayaa sidoo kale baabi’iyay dalaggii beeraha eek u yaallay dhulka dowlad degaanka Soomaalida, waxaana jira barakac xo
Arrinta ay DF ku dooratay ‘in dalalka safka hore ay la kaashato’ dagaalka socda
Warbixin: Wax Ka Bedelka Canshuuraha Qaar Ka Mid Ah Alaabaha La Soo Dhoofiyo (Import Tax) Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay wax ka bedel kooban ku sameysay qaar ka mid ah alaabaha ka soo dega dekedda Muqdisho.
Alaabaha wax laga bedelay waxaa ka mid ah sigaarka/shiishada, alaabta guryaha iyo xafiisyada (Furniture) gawaarida raaxada (Luxury cars), ba decadaha isqurxinta (Cosmetics), Cabitanada (Dri nks), Qalabka korontada iyo qalabka koront ada ku shaqeeyo (Electric/Electronics), Dharka iyo kab aha, iwm.
Wax ka bedelkaas canshuuraha ma saameyn cuntooyinka qutul daruuriga ah, saliida, shidaalka, daawadda, qalabka caafimaadka, agabka waxbar ashadda, warshadaha, iyo gaaska cuntada lagu karsado.
Sida Saraakiisha Kastamka Canshuuraha ay sheegeen canshuurta dowladdu ay qaado ma ahan mid ku saleysan qiimaha alaabta (Value ba sed tariff) waan tariff ku dhisan qiyaas (Big Carton / Small Carton; Juuni, loor, lagaajo iwm) iyo qa ncin ganacsato.
Tusaale:
Alaabta guryaha iyo xafiisyada (Furniture): Aqal ka dhameystiran ee ka kooban sariir laba nafar ah, armaajo, tawleet iyo laba komidin waxan la ca nshuri jiray $43 USD iyadoo qiimaha suuqa uu u dhaxeeyo 1000 USD – 3,000 USD
Kabaha (Shoes): Kabaha lebiska (Celcelis ah aan 6 Dersin – 72 Joog) canshuurtoodu waxa ay aheyd 3.5 USD (0.05 joogi). Qiimaha kabaha su uqa waxa uu dhaxeeya 30 USD – 120 USD.
Dharka lebiska: lebiska caruurta ciidaha (4 Dersin – 48 joog): 9 USD (0.19 USD joogi). Qiim aha suuqa 60 USD – 90 USD. Dharka caadiga ah (6 Dersin – 72 joog): 4.5 USD (0.06 Joogi). Qii maha suuqana 10 USD – 30 USD.
Baaburta raxadda (Luxury Cars): Prado/Surf: 1, 370 USD, Hilux pickup 1,450 USD, Toyota Pre mio: 920 USD.
Qiimaha lagu kordhiyay canshuuraha ayaa ah 100%, Tusaale gaariga Bulletproofka ee jooga $80,000 waxaa la canshuuri jiray $5000, halka la gu Shalay la canshuurayo $10,000.
Waxaa dalka waxaa loo soo dhoofiya badeeco yin badan oo ka mid wax soo saarka dalka, waxa ana ka mid ah Yaanyada gasaca, malaayga, digi rta, galeyda, daangada, qamadiga, cabitaanada, iwm.
Inkastoo aanay jirin wax reeban in dalka loo soo dhoofiyo.
Miisaaniyadda dalka in ka badan 70% waxa u ku tiirsan yahay deeqaha caalamka iyadoo dowla dda Soomaaliya wax canshuur dhameystiran ah aysan ka qaadin ganacsiga dalka.
Shurudaha deyn cafinta dalka waxaa ka mid ah in dowladdu la timaado dhaqaale kordhin iyo isku filnaasho miisaaniyadda ah si looga shaqeeyo ma shaariic hormarineed dhanka kaabayaasha dhaq alaha ah. Ilaha dhaqalaha dowladda waxa ugu we yn Dekeda iyo Air Porka Muqdisho.
Mareykanka oo shaaciyay ‘arrin uu la wadaa gay’ Muuse Biixi iyo ballan-qaad uu ka helay
Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay in ma daxweynaha Somaliland Muuse Biixi ay kala had ashay walaaca ay ka qabto dagaalka Laascaano od, gaar ahaan dhibaatada bini’adamtinimo ee ka dhalatay dagaalkaasi oo socda muddo ka badan saddex bilood.
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa qoraa ay ku baahisay barteeda Twitter-ka ku shee gtay in madaxa USAID ee Soomaaliya uu madaxw eyne Muuse Biixi la wadaagay walaaca ay dowlad diisu ka qabto arrintaasi.
Sida lagu sheegay qoraalka Safaaradda Marey kanka Mudane Biixi ayaa waxa uu ka garaabay soo jeedinta madaxa USAID, isaga oo u ballan-qa aday inuu xabad joojin uu sameynayo iyo sidoo kalena uu diyaarinayo khariidadii doorashada, xilli uu soo laba kacleeyay khilaaf la xiriira doorashooy inka maamulka.
"Agaasimada USAID ee Soomaaliya Lawrence ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi la wadaagay walaac wayn oo ay ka qabaan saamaynta aadanninimo ee ay sababtay colaadda Laascaanood, wuxuuna ku booriyay in xal nab adeed laga gaadho,” ayaa lagu yidhi qoraalka Saf aaradda Mareykanka.
Waxa kale oo lagu yiri qoraalka "Muuse Biixi Cabdi waxa uu kaga jaw aabayarrintaan ballan-qaad xabad-joojin,wuxuuna aqo onsaday -muhiimada kha ri idada doorashooyinka.”
Dagaalka Laascaanood oo qaatay muddo ka badan saddex bilood ayaa illaa hadda laga garin wax xal, ayada oo ciidamada labada dhinac ee ha lkaasi ku dagaalsan ee Somaliland iyo SSC ay is ku horfadhiyaan duleedka magaalada Laascaanod
Colaadda Laascaanood ayaa galaafatay nol osha boqolaal qof, halka ay ku barakicisay badiba dadkii reer Laascaanood, oo ayagu xaalado bini’a adannimo ku wajahay deegaanada iyo gobollada kale ee ku dhow halkaas.
Si kastaba, Dowladda Mareykanka ayaa tan iyo markii uu billowday dagaalka Laascaanood wa xay Somaliland ku cadaadineysay in ay ka dhabey so xabad-joojintii ay kal hore ku dhawaaqday, isl amarkaana xiisadda taagan xal looga gaaro mii ska wada-hadalka.
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil Gaari oo ka dhacay degaano katirsan Somaliland
Alle ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyood ay shil gaari oo Habeen hore ka dhacey wadada u dhaxeeysa Magaaloyinka Wajaale iyo Kalabeydh ee degaannada Somaliland.
Shilkan ayaa ka dhacay ka dib markii gaari rakaab siday uu ku dhacay Gaari kale oo waada marayay, waxaana si doo kale shilka ku dhaawacmay Saddex qof oo ka le,, kuwaas oo xaaladooda lagu dabiibayo Isbitaal ka Wajaale.
Dhanka kale Labada Ruux ee shilka ku geeriyo oday ayaa waxaa maydkooda la geeyay Isbitaalka Magaalada Gabile, kuwaas oo Shalay la filayo in la’Aaso, sida ay sheegeen eheladooda.
Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa deg aannada Somaliland lusoo batay shilalka Gaari oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaa wac iyo mid hantiyadeed.
Daad mar kale ku dhuftay Qardho iyo wararkii ugu dambeeyay
Wararka naga soo gaaraya magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ayaa sheegaya in Habeen ho re mar kale ay daadad xoogan ku rogmadeen gud aha magaaladaasi, kuwaas oo ka dhashay roobab xoogan oo ka da’ay galbeedka magaaladaasi.
Daadadka oo ku rogmaday bartamaha magaal ada, ayaa waxaa lagu soo warra mayaa inay saameyn ku yeshe en dhaq-dhaqaaqa ganacsiga, dadweynaha iyo gaadiidka.
Wararka ayaa intaasi ku sii daraya in fatahaadda aysan geysan khasaare nafeed, balse waxaa jiro burbur xoogan oo soo gaaray goobo ganacsi, guryo iyo waddooyinka qaar.
Xaaladda ayaa haatan ah mid cakiran, waxa ana magaalada dhex ceegaaga biyo sida ay soo sheegayaan qaar kamid ah dadka deegaanka oo haatan dalbanaya gurmad deg-deg ah.
Dhanka kale war qoraal ah oo kasoo baxay, maamulka degmada Qardho ayaa looga hadlay ro obabka daadadka wata ee mar kale ku dhuftay ma gaaladaasi, wuxuuna maamulka farriin u diray dad ka shacabka ah, isaga oo ugu baaqay inay muuji yaan feejignaan dheeri ah.
Maamulka ayaa shacabka ku wargeliyay inay ka fogaadaan goobaha ay biyaha maraan, si ay san uga soo gaareen waxyeelo halis karta naft ooda.
”Waxaan Bulshada Qardhood ku wargelinaynaa in roobabka hada ka de’aaya galbeedka maga alada Qardho la filaayo in ay daadad ku soo celiy aan magaalada.sidaas daraadeed waxaan Bulsha da Qardhood u sheegaynaa in ay ka digtoonaa daan kana baxaan meelaha biyuhu maraan. Ayaa lagu yiri warsaxaafadeed kasoo baxay maamulka degmada Qardho.
Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhinaca madaxda sare ee dowlad goboleedka Puntland ee ku aadan xaaladda adag ee ka taagan degmada Qardho oo hoostagta maamulkaasi.
Si kastaba, waa markii labaad oo ay daadad xoogan ku dhufanayaan magaalada Qardho oo sa nadkii hore dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho, dhaawac iyo burbur xoogan, waxaana haatan mar kale laga digayaaa in fatahaad kale ay ku dhufato magaaladaasi.
ogan oo ka dhashay daadadka iyo fatahaadaha.
Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Badda Gobolka Awdal Oo La Dilay
Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa dil uu askari ka tirsan ciidanka Somaliland u geys tay sarkaal ka tirsan ciidanka Badda Somaliland oo lagu magacaabo Khadar Xabeeb Ceynaanshe.
Dilka oo ka dhacay magaalada Lawyacaddo ay aa la sheegay inuu ka dmabeeyay kadib muran soo kala dhex galay askariga wax dilay iyo sark aalka, iyadoo meydka marxuumka la geeyay mag aalada Boorama.
Wararka ayaa intaasi kusii daraya in laamaha amaanka gobolka Awdal ay gacanta ku dhigeen askarigan dilka geystay oo ka tirsan ciidanka badda saldhigga Seylac, iyadoo haatan ay socoto baarista kiiskan.
Dad weyne ka gadooday dilka sarkaalkan ayaa sameeyay banaanbaxyo waaweyn, iyagoo xirtay Wadooyinka Booramo, waxa ay dalbanayeen in cadaalada la horgeeyo gacan ku dhiiglaha, iyagoo ku goodiyay ineysan bananabaxa joojin doonin ilaa tiirka laga geeyo askariga dilka geystay.
Majirto wali wax war ah oo ay dhacdadan kasoo saareen madaxda Somaliland iyo saraakiisha ciidamada, waxaana laga cabsi qabaa in xiisada kiiskan ay cirka sii gasho oo xaalada ay kasii adkaato sida ay hadda tahay.


0 


HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH SABTI 6-DA MAY 2023-KA
..