
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 1-DA MAY 2023-KA
Ergeyga Arrimaha Somaliland oo Warbi xin siiyay Safiirka Midowga YURUB ee Somalia
Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Abdikarim Hu ssein Guled ayaa Dorraad kullan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga YURUB Mrs Tiina Inte lmann.
Kulanka oo ka dhac ay magaalada caasim adda ah ee Muqdisho ayaa waxaa looga wa da hadlay inta uu socday sida ugu wanaagsan ee looga guul gaari karo Wadahadallada Dow ladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland.
Ergayga ayaa Safiiradda uga warbixiyay sida ay uga go’an tahay dib u billaabidda iyo dar dargalinta wadahadallada Somaliland, waxaana uu la wadaagay in Dowladda Soomaaliya diyaar u tahay wax kasta oo looga gun-gaarayo Arr imaha Somaliland.
Dhankeeda Mrs Tiina Intelmann ayaa muuji say sida ay diyaarka ugu yihiin in ay Sooma aliya kaga Xalayiyaan dedaalada lagu xoojinayo midnimada Umadda Soomaaliyeed, sidoo kala na ay gacan ka geysan doonaan ka mirra-dhall inta Wadahadallada Somaliland.
Senator Faroole oo digniin culus kasoo saa ray qorshe uu wado Saciid DENI
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Senator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa digniin culus kasoo saaray qorshe uu sheegay inuu wado madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.
Senator Faroole ayaa waxa uu Saciid Deni uga digay inuu furo dastuurka maamulkiisa, taasi oo uu sheegay inay cawaaqib xumo ka dhalan ka rto furitaanka dastuurka maamulkaasi, xilli ay Puntland ku sugan ta hay marxalado siyaasade ed oo xasaasi ah.
"Waxaan rumeysanahay Dastuurka la fara far eeyo iyadda oo dowladda waqtigeeda ay ka har een bilo inay keeni karto dhibaato aan hadhow laga bixi karin. Waxyaabo kale oo badan ayaa la isku haystay; doorashada nooceeda sax ma tahay, iyadda oo aan la dhameyn iyo wixii horey uga dhacay saddexdii degmo, marka haddii wax kale lagu sii daro harti caloosha laga raray bay noqoneysa,” ayuu yiri.
Faroole oo hoggaamiye ka ah urur siyaasa deedka mucaaradka ah ee Horseed ayaa waxa uu sheegay in xilligaan aysan jirin daruufo aan laga fursan karin oo qasbaya in dastuurka la fu ro, isaga oo ka horyimid in dano shaqsi ah loo furo dastuurka Puntland, islamarkaana wax ka bedel lagu sameeyo qoddobada qaar.
"”Dowladda uu madax ka yahay Saciid Cab dullaahi Deni haka waantowdo. Wixii dhibaato ah ee ka yimaadda hadhow iyadda ayaa mas uul ka noqoneysa, waxaa leeyahay dadka dalka u dhashay ee wixii la doono la iska marsado wax dib ka xumaan doono horey yaan loo taa ban.”
Faroole ayaa waxa uu ku eedeeyay Saciid Cabdullaahi Deni inuu tallaabadan u qaadayo "danaha sii joogitaanka kursiga madaxweynaha awgeed,” taasi oo uu sheegay inay dhibaato ho rleh u horseedi doonto maamulka Puntland, had dii aan laga joogsan. Hadalkaan ayaa imanaya xilli ay sii xoogeysanayay wararka sheegay damaca madaxweyne Deni ee ah in la furo das tuurka Puntland, kadib kulan xasaasi ah oo uu la yeeshay ururada siyaasadda.
Saciid Deni ayaa dhawaan waxa uu isugu yeeray ururada siyaasadda, isaga oo kala had lay furitaanka dastuurka maamulka Puntland, si ururada kusoo baxaya doorashooyinka dowlad aha hoose looga dhigo shan, halka dastuurka uu qorayo saddex urur siyaasadeed.
Si kastaba, Madaxweyne Puntland ayaa la sheegay in qorshahaan uu ka damacsan yahay muddo kororosi uu kasoo shaqeynayay muddo, arrintaasi oo siyaasiyiinta mucaaradka si weyn uga soo horjeedaan.
Maamulka gobolka ‘oo si deg deg ah ugu yeeray’ qaar kamid ah ganacsatada Muqdisho
Maamulka gobolka Banaadir ayaa si deg deg ugu yeeray Milkiilayaasha goobihii maqa ayadaha ee la xiray ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Go’aankan cusub ee maamulka gobolka ugu yeeray ganacsatadan ayuu ku sheegay in si dib-u-eegis loogu sameeyo shatiyada ay horey u qaateen, ganacsiga ay hada ka shaqeeyaan iyo mas’uuliyadda goobah aasi, sida uu shaac iyay Afhayeenka gobol ka Banaadir Saalax Dhe ere.
Afhayeenka oo warba ahinta la wadaagay war-sa xaafadeed kasoo baxay maamulka gobolka ayaa waxa uu sheegay in arrintaasi sida ugu dhaqs aha badan loogu wargelinayo milkiilayaasha is ka leh goobaha la xiray ee ku yaal degmoo yinka; Cabdicasiis, Hodan, Wadajir iyo Waaberi.
Milkiilayaashan ayaa waxaa si gaar ah u qaabili doono maalinta berri ah oo hay’a ddaha dowl adda ay fasax yihiin guddoomi yaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaa lada Muqdisho Yuusuf Madaale.
"Waxaa la ogeysiinaya milkiilayaasha inay hore usoo qaatan oo ay la yimaadan Shatiga ay hore uga qaateen dowladda Hoose ee Xamar iyo caddeynta muujineysa inuu yahay milkiilaha ama wakiilka saxda ah,” ayuu yiri.
"Milkiile walba oo u dhan dukumentiyadiisa inuu Aqalka Hoose Xamar uu yimaado saacada marka ay tahay 11-ka barqanimo. Berri oo ah 1-da May oo ku beegan maalinta shaqaalaha, isla markaana fasax laga yahay shaqooyinka, waxa uu Guddoomiye Madaale u asteeyay inuu xafi iskiisa ku qaabilo milkiilayaashii goobihii la xiray si dib u eegis loogu sameeyo.”
Maamulka gobolka Banaadir ayaa hore sha tigii kala laabatay dhamaan maqaayadaha iyo hoteellada ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Hoteellada iyo maqaayadaha lagala laabtay shatigii ganacsi ee ku shaqeynayeen ayaa wa xa uu maamulka gobolka xilligaasi sheegay in laga diiwaan-galiyay falal isugu jira anshax xu mo, dilal iyo dhac dadweyne.
"Maamulka gobolka Banaadir waxa uu xiray goobo ganacsi oo lagu isticmaalayay maandoor iye oo ay ka socdeen wax ka baxsan anshaxa iyo dhaqankeena suuban, iyada oo goobahaasi la xiray lagala noqday shatiyadii ganacsi ee ho re u haysteen,” ayuu yiri Afhayeenka gobolka Banaadir Saalax Dheere.Si kastaba, Arrimaha an ayaa imaya xilli ay caasimada ka socdaan howl-galo lagula dagaalamayo maandooriyaha, islamarkaana uu maamulka gobolka amray in albaabada loo laabo xarumaha ganacsi ee lagu isticmaalo waxyaalaha lidiga ku ah anshaxa.
Qoyskii uu ka geeriyooday Weriye Koonaa oo la siiyey lacag dhan $12,000
Waxaa Dorraad magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan loogu duceynayey Allaha u naxar iistee Weriye Maxamed Ciise Koonaa oo ka mid ahaa dadkii lagu dilay qaraxii ka dhacay isgoys ka Soobe, dham aadkii bishii October ee sanadkii hore.
Kulankaan ayaa lacag ka badan 12,000 oo dol lar lagu gaarsiiyey qoyska Weriye Maxamed Ciise Koonaa oo aad looga jeclaa shaqada saxaafadda Soomaaliya.
Bahda warbaahinta, gaar ahaan weriyaal is xilqaamay ayaa uruurinta lacagtaan soo bilaa bay markii uu geeriyooday Weriye Koonaa, wax aana Dorraad u suurta gashay inay qoyskiisa ku wareejiyaan in ka badan 12,000 oo dollar.
Munaasabad ay ka soo qeyb-galeen bahda warbaahinta Muqdisho, masuuliyiin iyo qoyska AUN Weriye Koonaa oo lagu qabtay beerta Nab adda ayaa lagu wareejiyey lacagtaan.
Waxaa halkaas lagu akhriyey Qur’aan, waxa ana loo duceeyey marxuumka, iyo wiil saqiir ah oo ifka uu kaga tegay, Mahanad Maxamed Ci ise Koonaa ayaa ka nool reerka aabihiis oo si yaabo kala duwan loo dilay, intii uu dalka qalal aasuhu ka jiray.Agaasimayaal ka socday bahda warba ahinta dalka oo kulankaas ka hadlay ay aa bogaadiyey sida ay isu-garab istaagaan wer iyaasha Soomaaliyeed, markii ay midkood xaal adi soo wajahdo ama uu geeriyoodo
Dadweynaha Soomaaliyeed oo si toos ah Su’aalo u waydiin doona Madaxweyne Xasan Sheekh
Madaxweynaha JFS Md. Dr Xasan Sh. Ma xamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ka ga qayb gelaya Barnaa mujka Kulan dadweyne ooShacabka Soomaaliye ed si toos ah Su’aalo ugu waydiinayaan madaxwe ynaha.
Madaxweyne Xasan ayaa inta madashani so coto wuxuu dadweynaha Soomaaliyeed la wad aagi doonaa guullaha iyo horumarada laga sam eeyey furimaha dagaalka inta uu socday halgan ka deeganada dalka goobaha at kaga sugan yih iin khawaarijtu looga xoraynayo,iyo guud ahaan wixii u qabsoomay mudadii sanadka ahayd ee uu hayey talada dalka.
Shacabka Soomaaliyeed ayaa iyaguna mad axweynaha waydiin doona su’aalo toos ah ku waas oo ku aroora hanaanka dowlad dhiska So omaaliya iyo halganka dib u xoraynta oo galay wejigii labaad,dadweynuhu waxay sidoo kale su ’aalahooda kusoo dhiiban karaan habka fogaan araga Online-ka ama qoraal.ska diiwaan geli lin gaxan hoose si aad u dhiibato
su’aasha aad waydiin rabto Madaxweynaha.
Dowladda Soomaaliya oo dalka kusoo celi say 123 muwaadin oo colaadda Sudan ay saameysay
Dowladda Soomaaliya ayaa Dorraad oo ax ad ah dalka ku soo celisay 123 muwa adin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey.
78 kamid ah muwaadiniintan ayaa la gee yay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, halka 45 kalena laga dajiyay Maga alada Garoo we.
Muwaadiniinta oo safar dhulka ah ku tagay Ethiopia ayaa laga soo qaaday Mag aalada Add is ab aba.
Masuuliyiin katirsan Dowladda Soomaaliya ayaa garoonka Muq disho ku soo dhaweeyay 78-ka ruux, halka ay 45 kalena Garoowe ku soo dhaweeyeen Masu uliyiin ka tirsan maamulka Puntland.
Waa markii labaad oo dowladda Soomaal iyeed ay dalka ku soo celiso Muwaadiniin ka soo baxsaday dagaalada ka socda dalka Su dan, halkaas oo ay weli Soomaali badan ku su gan yihiin, kuwaas oo dowladdu ku boorisay inay safar dhulka ah ku tagaan xadka Ethiopia, si halkaas looga soo qaado.
Dowladda Soomaaliya ayaa horey dalka u keentay ku dhawaad 30 muwaadin oo laga soo qaaday dalka Koofurta Sudan, oo ay u baxsadeen.
Bahda Waxbarashada oo si adag uga hor-timid taxane ka bilowday Muqdisho
Bahda Waxbarashada ee gobolka Banaadir ayaa si adag uga horyimid taxane cusub oo la gu magacaabo ARDAY, kaasi oo telefishanka Bile uu baahintiisa bilaabay saddex maalmood kahor.
Taxanahan oo lagu duubay magaalada Muqd isho ee caasimada dalka, ayaa waxay bahda waxbarashada ee gobolka Banaadir ay ku saba beeyen diidmadooda in film-kan uu gudbi nayo anshax xumo ka dhan ah magaca uu wato ee "ARDAY”.
War-saxaafadeed ay si wada-jir ah usoo saa reen bahda waxbarashada ee gobolka Banaadir ayaa waxay ku sheegeen inay go’aankan ku mi deysan yihiin "bahda waxbarashada, culuma’ udiinka, odayaasha dhaqanka, ururada bulsha da, ganacsatada iyo waalidiinta.”
Waxay sheegeen in film-kan cusub uu duull aan ku yahay waxbarashada dalka, Diinta Isla amka iyo dhaqanka suuban ee bulshada Soo maaliyeed, "Waxaa soo jeedinayna in bulshada Soomaaliyeed ay muujiyaan feejign aan dheeri ah, si looga hortago khatarta ka dhalan karta an shax xumada film-kaan.”War-saxaafadeed kan ayaa waxaa lagu cam baareeyay in taxanahan si ula kac ah loogu soo aadiyay waqtiga imtixa anaadka, iyaga oo ugu baaqay shirkada duu btay film-kan inay raali-gelin ka bixiso, islama rkaana ay joojiyaan baahintiisa.
"Waqtiga imtixaanaadka ayaa si kas ah ugu soo aadiyeen, si ay ardeyda uga mashquulaan waxbarashada. Arrintan waxay keeni karta inay sare u kacdo tirada ardeyda ee ku dhaca imtix aanka iskuuladda.”
"Film-ka Arday waa duulaan lagu soo qaad ay Waxbarashada dalka iyo Diinta Islaam ka hadii aysan dowladu joojin waxaan si kumeel-gaar ah u joojin doona waxbarashada," ayaa ugu dambeyntiina lagu yiri war-saxaafadedkan.
Marka laga imaado eedeynta iyo diidmada ay taxanahaan kala horyimaadeen bahda waxb arashada, maamulka telefishanka Bile iyo howl-wadeenada kale ee ka shaqeeyay soo saarista film-kan ayaa sheegay in taxanaha cusub uu gudbinayo waaqica ka jira gudaha Soomaaliya.
Waxay ku doodeen in taxanahaan lagu ma gacaabo ARDAY uu banaanka keenayo dhiba atooyinka ka dhex dhaca marxalada Ardeydni mo ee Soomaaliyeed, islamarkaana uu qeyb ka yahay wacyi-gelinta iyo soo bandhigista waaq ica dalka ka jira qaab sheeko-faneed.
Si kastaba, Taxanahan oo Khamiistii si rasmi ah loo bilaabay baahintiisa, ayaa waxaa illaa ha dda wax war ah kasoo saarin Wasaaradda Wa xbarashada Soomaaliya, oo ayadu sida muuq ata noqon doonta marjaca u dambeeya ee doo dda uu film-kan ka dhex dhaliyay bahda wax barashada iyo shirkada soo saartay.
Ergayga Madaxweynaha ee wadahadalla da Somaliland oo kulan la yeeshay Safiirka Turkiga
Ergayga Gaarka ah Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Abdikarim Hus sein Guled ayaa kullan muhiim ah la yeeshay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, H.E.
Ibraahim Mete Yagli, kullanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray muhimadda ay leedahay dib u billaabida wada-hadalladii DFS iyo Somal iland.
Ergayga ayaa si mugg leh uga mahad celin ayay Safiirka doorkii ay dowladiisu ka ciyaartay wada hadalladii hore, waxaana uu la wadaagay in DFS ay diyaar u tahay wax kasta oo looga gun-gaarayo Arrimaha Wadahadallada Somal iland. Safiirka ayaa dhankiisa soo dhoweeyay dedaalada dowladda, waxaana uu Ergayga u muujiyay garab istaag buuxa.
Goor hore ee Dorraad ah ayuu Ergayga Ga arka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arr imaha Somaliland Abdikarim Hussein Guled ay aa Dorraad kullan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga YURUB Mrs Tiina Intelmann.
Kulanka oo ka dhacay magaalada caasimad da ah ee Muqdisho ayaa waxaa looga wada ha dlay inta uu socday sida ugu wanaagsan ee loo ga guul gaari karo Wada hadallada Dowladda FS & Somaliland.Ergayga ayaa Safiiradda uga warbixiyay sida ay uga go’an tahay dib u billaab idda iyo dardargalinta wadahadallada Soma liland, waxaana uu la wadaagay in Dowla dda Soomaaliya diyaar u tahay wax kasta oo looga gun-gaarayo Arrimaha Somalil and.
Madaxweynaha Jubbaland oo Madaxweyna ha DDS kala hadlay ilaalinta Amniga xaduudaha
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbal and Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo booqasho ku jooga Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa halkaasi kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad Deegaan ka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar ( Cagjar).
Kulanka kadib masuuliyiinta ayaa yeeshay wada hadalo miro dhal ah oo lagaga hadlay iskaas higa labada dhinac ee amniga xuduudaha, dhaqaalaha iyo wadaaga khibradaha Hay’ad aha kala duwan ee labada Maamul.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Juba land Axmed Maxamed Islaam ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida soo dhaweynta uu u sameeyay iyo sida ay isaga kaashan doonaa sugida amniga xaduudaha.
Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa dhankiisa sheegay inay ka go’an tahay xoojinta wadas haqeynta kala dhaxeeysa Maamulka Jubbaland si loogu guuleysto sugida Amniga xaduuda lab ada Maamul.
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubba land Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) oo 5-tii sano ee la soo dhaafay aan wax xiriir ah kala dhaxeyn dowladda Itoobiya ayaa waxaa dha waan heshiisiiyay dowladda Imaaraadka Cara bta, taas oo keentay in uu tago Magalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya.
Laamaha Amniga oo gacata ku dhigay wax yaabaha maanka dooriya iyo Nin ka Ganacsanayay
Taliska qeybta Booliska Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Ciidanka Booliiska Qeyta galbeed iyo ciidanka Boliis Militare oo howlgal wadajir ah waday aysoo qabteen ,maandoor iye tira badan oo xashiish ah.
War kasoo baxay Booliska ayaa lagu sheeg ay in Xashiishka lagu qabtay Nin dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Cabduqaadir Cabdullaahi Axmed, isla markaana lagu xiray saldhiga Bool iiska wadajir, lana horgeyn doono Cadaalada.
Sidoo kale Taliska Booliska Gobolka Banaa dir ayaa ugu baaqay Shacabka inay laamaha Amniga kusoo wargeliyaan waxkasta oo lidi ku ah amniga oo ay arkaan iyo waxyaabaha maanka dooriya.
Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa laamaha amniga Goolka Banaadir waxaa ay wadeen ho wlgallo ka dhan ah waxyaabaha maanka door iya,iyaga oo xiray xarumo lagu isticmaalayay.
Faysal C. Waraabe: Farmaajo wuu ku saxsa naa markii uu isku dayay in uu dilo C/Cabdishakuur
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi shakuur ku tilmaamay in uu yahay nacas wayn ka dib markii uu siyaasigu xukuumada Somal iland ku dhaliilay sida ay uga jawaabtay ka cdoonka Laascaano od.
Faysal Cali araabe ayaa si deg deg ah uga jawaabay qoraal uu Cab diraxmaan Cabdisha ku ur ku baahiyay bartiisa Facebook, oo xukuumada Somaliland ku eed eeyay in ay gabaadfalo ka gaysatay magaalada Laascaanood, isaga oo sheegay in anay sax ahayn in reer Laascaanood lagu qasbo midnim ada Somaliland.Kadib qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Faysal Cali Waraabe ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitterka tilmaamay in madaxweyne Farmaajo uu ku saxsana in uu isku dayo in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishak uur isaga oo ku sifeeyay nacas wayn.
"Farmaajo wuu saxsana markii uu isku day ay in uu dilo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Waa nacas wayn" ayuu yidhi Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo u muuqday in uu ka cadho oday qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur uu ku dhaliilay qaabka xukuumada Somaliland uga jawaabtay kacdoonka Laascaanood.
Faysal Cali Waraabe ayaa ah siyaasi xukuu mada Somaliland aad u mucaarada, wuxuuna marar badan madaxweynaha ku eedeeyay in uu isagu sabab u ahaa dhibaatada ka dhacday magaalada Laascaanood, laakiin waxa uu kasoo horjeeda in Somaliland ay ka baxdo gobolka Sool
Puntland: Kufsi iyo dil loo geystay Ga bar 16 jir ah oo xaas ahayd
Nimco Cabdiwali Cismaan oo ahayd 16 sano jir xaas ah, ayaa la kufsaday kaddibna tooreey ayaa lagu dilay, sida uu warbaahinta ka sheeg ay Aabbaheed oo lagu magacaabo Cabdiwali Cismaan.
Falkaan ayaa lagu eedeeyay in uu ka dam beey ay saygeeda, ka as oo isaga iyo rag kale ay si arx an darro ah u kufsadeen xaaskiisa, ka dibna ay ku dhufteen tooreey illaa ay ka dhima to.
Marxuumadda ayaa ka hor inta aan falkaan lagu sameynin,waxaa rag uu hor kaca yay say geeda ay ka afduubteen gurigeeda oo kuyaala deegaanka Daarusalaam oo hoostaga degm ada Galdogob.
Aabaheed oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay qaabka uu u dhacay falkaasi, isagoo sheegay in gabadhiisa si xun loogu tooriyeeyay 60 jeer, kaddibna dhaawacyo halis ah oo kasoo gaaray ay u dhimatay markii dambe.
Aabbaha ayaa hadda dalbanaya cadaalad.
Saddex nin oo kamid ah dadkii falkaan wax ka geystay ayaa haatan ku xiran xabsiga weyn ee magaalada Gaalkacyo. Dhacdadan ayaa dhacday Abriil 19, 2023. Waa kiiskii saddexaad oo nuuciisa ah oo ka dhaca Puntland. Sanadkii 2019, Caa’isha Ilyaas oo ahayd gabadh 12 jir ah ayaa kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Gaalkacyo. Sidaas oo kale, Hodan Shanlayste ayaa isla sanadkaas kufsi iyo dil loogu geystay magaalada Garowe.
Puntland ayaa 2020 xukun dil ah ku fulisay ra ggii ka dambeeyay kiiska Caa’isha Ilyaas, halka kiiska Garowe ka dhacay la waayay dambiilaya ashii falkaas ka dambeeyay.
Maxaa ka jira in Alshabaab ah oo Carruur to oda kala baxsanaya goobaha kooxdu joogto
Tan iyo markii dagaalka ka dhanka ah Koox da Khawaarijta Al-shabaab uu ka billawday dal ka, waxaa sii kordhayay cabsida iyo argagaxa ka jira goobaha ka taliso Maleeshiyadka khaw aarijta.
Warbaahinta Qaranka ayaa waxaa ay heshay magacyada horjoogay aasha caruurto oda kala baxay deegaanada ay dalka ka joogaa khawa arijta, iyaga oo geeyay deegaannada iyo Dowl ad Goboleedyada kale.
Waa kuwan magacyada qaar kamid ah Horjo ogeyaasha carruurtooda la baxsaday
horjooge Axmed Diiriye oo ah horjoogaha u gu sareeya kooxda khawaari jta,kaas oo markii hore ba carruurtiisa aanay ku nool ayn deegaanada ay khawa arijtu ku dhuumalaysato.
2.horjooge Xasan Afgooye oo kasoo jeeda de gmada Afmadow ayaa isaguna carruurtiisa kala cararay deegaanka Kuunyo Barow isagoo la aaday deegaano ka tirsan Koonfur-galbeed.
3.horjooge Abu-muslim oo kasoo jeeda deg mada Buur-hakaba ee gobolka Baay ayaa isag una la xaqiijiyey in Carruurtiisa oo hore ugu kala nool degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe iyo degaanka Kuunya-barow ee gobolka Shab eellaha hoose ayaa isaguna la xaqiijiyey inuu carruurtiisa ula cararay magaalooyinka Nabdo on ee aanay khawaarijta ka joogin deeganada Koonfur-galbeed.
4.horjoogayaasha kala ah Maxamed Mire iyo Buli oo kasoo kala jeefa degmada Eyl ee gobol ka Bari iyo degmada Boosaaso ayaa iyagana la xaqiijiyey in ay carruurtooda ula kala baxsadeen magaalooyin aanay khawaarinta ku sugnan oo ka kala tirsan dowlad goboleedyada Jubaland iyo Puntland.
Dagaalka ka dhanka Kooxda Khawaarijta ay aa galay wajigii labaad, waxaana iska garabsan aya Ciidamada Qaranka iyo Shacabka Sooma aliyeed.
5 Waddan Carbeed oo diyaar u ah inay ku biiraan Isbahaysiga BRICS ee garwadeenka ka yihiin Ruushka iyo Shiinaha
Wadamada BRICS waxay u dhaqaaqayaan Iny ku bedelaan dollarka Maraykanka lacag cus ub oo ku saabsan marxaladda caalamiga ah si ay u dejiyaan ganacsiga caalamiga ah. Warb ixin dhowaan la soo saaray ayaa iftiimisay in 19 waddan oo kala duwan ay si rasmi ah u soo direen codsiyo ay ku biiraan isbahaysiga BRICS. Wadamada soo koraya waxay higsana yaan inay dollarka ka jaraan heerka kaydka adu unka oo ay abuuraan hannaan maaliyadeed oo cusub. Ku dhawaad 5 wadan oo Carbeed ayaa muujiyay danahooda waxayna diyaar u yihiin inay ku biiraan ururka BRICS.
Shanta wadan ee Carbeed ee si rasmi ah u codsaday inay ku biiraan isbahaysiga BRICS ayaa kala ah Sacuudiga, Imaaraadka Carabta, Baxrayn, Masar iyo Aljeeriya. Iran waa wadda nkii lixaad ee Carbeed ee muujiya xiisaha ay u qabaan inay galaan BRICS.
Wadamada Carabtu waxay qani ku yihiin kaydka saliida iyo dahabka taasoo laga yaabo inay kor u qaadaan isbahaysiga BRICS haddii loo ogolaado inay soo galaan Midowga. Tani waxay ka dhigi kartaa isbahaysiga quruumaha mid sii xoogaysanaya oo ka horimaan kara wadamada G7. Wadamada G7 waa wadamo horumaray oo u tanaasulay Maraykanka, Kana da, Jarmalka, Faransiiska, Talyaaniga, Boqor tooyada Ingiriiska iyo Japan.
Sidaa darteed, wadamada Carabta oo muuj inaya xiisaha ay u qabaan inay galaan BRICS waxay khatar ku yihiin nidaamka caalamiga ah ee G7. Bloomberg ayaa sheegtay in wadamada G7 ay wax ku biirin karaan ku dhawaad 27.8 bo qolkiiba dhaqaalaha guud ee caalamka. Dhan ka kale, BRICS waxay ka koobnaan doontaa 35 boqolkiiba dhaqaalaha adduunka.
Sidoo kale Akhri: Wadamada BRICS oo iib sanaya xaddi badan oo Dahab ah si ay u jabi yaan Doolarka Maraykanka
Balaadhinta BRICS waxay ka dhigi kartaa nidaamka maaliyadeed ee caalamiga ah inuu u janjeero dhanka wadamada soo koraya ee ba riga oo aanu u janjeerin wadamada reer galbe edka. Ku tiirsanaanta dollarka Maraykanka ay aa laga yaabaa inay joogsato taasoo ka dhig aysa in la fashiliyo maqaamkeeda nidaamka caalamiga ah. Doolarka ayaa hoos u dhici kara taasoo keenaysa masiibo maaliyadeed haddii aysan helin siyaabo cusub oo lagu maalgeliyo dhimisteeda.
Ku biiritaanka Sucuudiga ee isbahaysiga ay aa noqon kara tallaabadii ugu horreysay ee doll arku lumiyo xooggiisa. Wadanka qaniga ku ah saliida ayaa laga yaabaa inuu saliida ceyriinka ka iibiyo Yurub taasoo ku qasbi karta inay ku xaliyaan ganacsiga lacagta cusub ee BRICS. Sacuudi Carabiya waa dalka ugu badan ee dho ofiya saliidda, dalal dhowr ah oo reer galbeed ahna waxay ku tiirsan yihiin dhoofinta.
Sidoo kale Akhri: Kanada iyo Mexico ma ku bi iri doonaan BRICS si ay u baabi’iyaan xukun ka Doolarka Mareykanka?
Gebagebadii, soo gelitaanka Sucuudiga ee BRICS waxa ay keeni kartaa burbur ku yimaada dollarka Maraykanka iyo kobaca gobollada G7. Amarka maaliyadeed ayaa ka sii baxaya Maray kanka oo galaya gacmaha wadamada bari ee soo koraya
Waa sidee xaaladda caafimaad Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Sabtidii dib uga soo muuqday ololihii doorashada ee galbeedka Turkiga.
Waxa uu soo gaaray magaalada dekedda leh ee Izmir iyadoo dadweyne aad u fara badan oo saacado ku sugayay cadceed kulul ay soo dha weeyeen. Wuxuu ahaa isu soo bax xooggan oo ka dhacay goob mucaaradku ku xooggan yihiin.
Ma jirin wax cal aamad ah oo muujin ayay xanuunkii saba bay inuusan sameyn ololihiisa si yaasadeed ee muhiimka muddo 3 maalmood ah toddob aadkii tagay.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdo gan ayaa ku dhawaaqay inuu baajiyay howli hi isa doorashada ee loo qorsheeyay toddobaa dkii hore.
Talaadadii, Erdogan ayaa waxaa la jaray war eysi toos ahaa oo uu taleefishin siinayay ka hor in ta uusan soo laaban oo uu raaligelin ka bi xin, iyada oo sababta lagu sheegay in caloosha ay xanuunaysay.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ay uu Erdogan oo 69 jir ah ku yiri "(Arbacadii) wax aan ku nasan doonaa guriga anigoo raac aya talada dhaqaatiirteena”.
Erdogan ayaa sidoo kale yiri "Illahay idamkii waxaan sii wadeynaa barn aamijkeena laga bila abo berri, waxaan sii wadi doo naa inaan ka sha qeyno si dii ummadeena aan jecel nahay u gaar siin lahayn hi milooyinka qarniga Turkiga”.
Madaxweynaha ayaa ku dhawaad 40-daqi iqo ku hadlayay cod dheer, isagoo ku jeesjees ay mucaaradka sidoo kalana kor u qaaday ar agtida "argagixisada”, wu xuuna sheegay in isa ga ka liya uu hiigsiga Turkiga ga arsiin karo. Wax ay ahayd bandhig muhiim ah oo niy adda u dejin doo na taageerayaashiisa laga na yaabo inay ka wer wer aan kuwa isaga wax u dhimaya.
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan oo hog gaanka dalka Turkiga soo hayey in ka badan 20 sano wuxuu haatan la kulmayaa loollanki doora shada oo abid ugu adkaa.
Lix xisbi oo mucaarad ah ayaa u midoobay doorashada madaxtinimada iyo tan baarlaman ka oo 14-ka May dhaceyso, iya ga oo madaxtin imada u soo xusahay Kemal Kilicdaroglu.
Kemal Kilicdaroglu
XIGASHADA SAWIR KA,ERDEM SAHIN/EPAEFE/REX/SHUTTERSTOCK
Kemal Kilicdaroglu, oo ah 74 jir hoggaamiya xisbiga mucaaradka Turkiga ugu weyne ee CHP siyaasaddiisuna ta hay bidixda-dhexe wu xuu horay ugu guul darr ystay doorasho oyin uu madaxtinimo iisu soo taagay.
Balse doora sh ada san adkan dhaceyso uu musharraxa ka ya hay wuxuu uga duwan yahay waa musharraxa keli ah oo ay isku raaceen lix xisbi oo mucaarad ah.
Kamal Kilicdaroglu hoggaanka xulafada mu ca aradka ee ay isbahaysteen wuxuu kula hee shi iyey hoggaam iyeyaasha xisbiyadaasi iney iyag una wadaag aan xilka madaxweyne ku xigenka.
"Erdogan ka hor Turkigu wuxuu ahaa tuulo"
XIGASHADA SAWIRKA,WIETSKE BUREMA/ BBC NEWSQoraalka sawirka, "Erdogan ka hor Turkigu wux uu ahaa tuulo" "Markii aan maql ay warka ku saabsan caafimaadkiisa, waxaan Alle ka baryay in uu xanuunka igu wareejiyo," ayay tiri Gu rbet Dostum, oo ah Hooyo 42 jir ah oo hay sata laba carruur ah. "Diyaar ayaan u ahay inaan isaga u xanu unsado, wax walba wuu na siinayay."
Laakiin qaar badan oo halkan jooga ayaa dhaliishan oo ka soo horjeeda, sabababo la xirii ra ah sicir-bararka baa hsan ee Turkiga ka jira kaas oo lagu qiyaasay boqolkiiba 50. Khubara du waxay eedayna yeen siyaasadda-dha qaale ee aan "caadi a ha yn” ee Madaxweynaha.
Hase yeeshee Gurbet Dostum waxay sheegt ay in kuwa cabanayey ay yihiin kuwa " hunguri weyn oo aan mahadda aqoon ".
"Wuxuu bedelay dalka," ayay tiri Guldana, oo ah 57 jir oo iligga dheeman ah xirnayd. Erdogan ka hor Turkigu wuxuu ahaa tuulo.
Gabadh yar oo shaqo la’aan ah oo lagu mag acaabo Ayse ayaa sheegtay in ay u codayn do onto Erdogan jacaylka ay u qabto dalkeeda. Sa re ayuu dalkeena u sii qaadi doonaa, awood xo ogganna waanu yeelan doonaa, ayay tiri.
Codbixiyeyaasha Turkiga sanada badan wax ay ahaayeen kuwa dhinac ka raran, balse Erd ogan oo 69 jir ah wuxuu haatan wajahayaa cad aadis xooggan oo aan horay loo arag, sida ra'yi uruurinta la sameeyey ay muujinayaan musharr axa Erdogan xlilka kula tartamaya ay rajadiisu wanaagsan tahay.
Xisbiga AK ee madaxweyne Erdogan wuxuu siyaasadda Turkiga uu ka soo muuqday bishii November 2002, halka hoggaanka dalka Turkig ana uu qabtay wixi ka dambeeyey 2003-dii.
Erdogan oo muddo Raysal wasaare soo ah aa wuxuu xilka madaxweynaha uu qabtay 2014 -kii, halka 2016-dina uu ka badbaaday afgambi dhicisoobay. XIGASHO:-BBC
Dowladda Masar oo dooneysa in loo dhoo fiyo Hilibka Xoolaha Soomaaliya
Wasiirka Sahayda iyo Ganacsiga Gudaha ee dowladda Masar, Dr. Cali Al-Masiilixi oo Shir Ja raa’id ku qabtay Magaalada Qaahira ayaa ka ha dlay Samaynta uu Dagaalka Sudan ku yeeshay Xoolaha Nool ee ay ka soo dhoofsan jireen.
Wasiirka waxa uu tilmaamay inay Maxjara da Masar haatan ku jiraan 5,000 oo Neef oo Lo’ da laga keenay Sudan, isla markaa na ay caqabado adag ka dhalan karto xoolaha laga ke eno Sudan sababo la xiriira daru ufahahaatan ka jirta dal kaasi.
Waxa uu intaasi ku daray inay kulamo la qa adan doon aan Wakiilo la socda dalka Su dan, si looga ta shado Ganacsiga Hilibka Xool aha ee loo iib geyn jirey Masar. Dhanka kale, Wasi irka Sahayda iyo Ganac siga Gudaha ee dalka Masar waxa uu tilmaam ay inay daraasayn ku hayaan sidii dalalka Som alia iyo Chad looga soo dhoofsan lahaa Hilibka Xoolaha, si loo bu uxiyo Gabaabsiga Hilibka ee ku soo wajahan Suuqyada Hilibka ee Masar.
Wasiirka waxa uu hoosta ka xariiqay in Hil ib ka Xoolaha laga keeno dalka Sudan uu had iyo jeer ahaan doonaan Isha Koowaad ee Hilb ka la ga isticmaalo dalka Masaarida.
Hanjabaadaha dil ee Salman Khan: "Wixii ii qoran ma gefayo"
Salman KhanImage caption: Salman Khan
Salman Khan ayaa qirtay inay soo gaareen hanjabaado dil ah, xilli uu wareysi siinayay warbaahin maxalli ah oo ku taalla Hindiya.
Wuxuu jilaagan caanka ah sheegay inuu is ku dayayo inuu u hoggaansamo dhammaanba awaamiirta booliiska, wuxuuse intaa ku daray in 'wax walboo dhici lahaa, ay dh ici doonaan'.
Mar wax laga weydiiyay in 'li baaxa keymaha' haatan lagu qa filay shabaq, Salman Khan in tuu qoslay ayuu yiri, "Haa Md. inaan waddada baaskiil ku wato, meel walba aan keligey aado, taasi maahan suurtogal ma aha,"
Salman Khan ayaa intaa raaciyay, "Waxaan sameynayaa wax walba oo la igu amray inaan sameeyo." Aad ayaan u digtoonahay.
Sida uu sheegay, meel walba oo uu aadayo jilaagan, wuxuu adkeeyaa ammaankiisa.
Jilaaga ayaa muddooyinkii dambe waxaa soo gaarayay hanjabaado dil ah. Dhowaan ayay ah ayd markii booliiska ee magaalada Mumbai ee dalka Hindiya ay xireen qof la sheegay inuu dil ugu hanjabay Salman.
Xigasho:-bbc
Biden oo ku kaftamay da’diisa xili laga shee gayo in gabowgu wax u dhimay
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden
Reuters Copyright: ReutersMadaxweynaha Mar eykan ka Joe BidenImage capt ion: Madaxw eynaha Mare ykanka Joe Biden Madaxweynaha Mar aykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in maal qabeenka Rupert Murdoch, oo 92 jir ah, uu ku tilmaamay muuq aalkiisa heesaagii Harry Styles.
Wuxuu ku kaftamay in uu saaxiib la ahaa mid ka mid ah aasaasayaashii do wladda Mara ykanka, Jam es Madison, intii lagu guda jiray xa fladda cash ada loo qabto warfidiyeenada san ad waliba.
Madaxweynaha ayaa sida caadada ah soo gudbiya kaftan, iyo soo qaadista hadalada la isla dhex marayo, iyadoo suxufiyiinta la garan ayo ay hortiisa fadhiyaan xaflad ka dhacday Aqalka Cad.
Biden, oo 80 sano jir ah, ayaa ku dhawaaqay inuu qorsheynayo inuu mar kale qeyb ka noqdo tartanka doorashada madaxtinimada Mareykan ka. Waxaa uu ujeedkiisu ahaa inuu u jawa abo dadka dhaleeceeya, oo u maleynaya inaanu aw ood u lahayn ka jibo keenista hadafka doorashada. Xigasho:-bbc
XULKA QARANKA 17 JIRADA SOOMAALIYA OO GUULDARO KALA KULMAY DHIGOODA DALKA ALGERIA
Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya ayaa Habeen hore guuldaro kala kulmay kulan xiiso badnaa oo ay Habeen hore la ciyaareen dhigooda 17 jirada dalka Algeria oo ah martigaliyaasha Koobka qaramada qaaradda Afrika.
Xulka qaranka dalka Algeria ayaa 2-0 uga badiyay xulka qaranka Soomaaliya, waxaana ciyaarta oo aheyd mid adag u suurtagashay xulka Algeria iney helaan goolkooda koowaad oo ku yimid qalad ay galeen difaaca xulka qaranka Soomaaliya.
Ciyaaryahanada Soomaaliya ayaa Habeen hore soo bandhigay kubad aad u qurux badan, hayeeshee ugu dambeyntii guuldaro ayay kala baxeen garoonka kubadda cagta ee Nelson Mandela oo ku yaala magaalada Algeris.
Ciyaar yahanada Soomaaliyeed ee Habeen hore sida aadka ah uga dhex muqday garoonka Nelson Mandela waxaa ka mid ahaa Cabdi Asis Bahur, Abdulkadir Marshale iyo Juuma, waxaana xusid mudan in xulka qaranka Soomaaliya ay heleen fursado badan oo ay ku dhalin kareen goolal guul u horseedi karay, hayeeshee nasiibka uu ka diiday.
Xulka qaranka Algeria taariikh ahaan waa xul haysta guulo badan, islamarkaana ay ka soo baxeen xiddigo caan ka ah Caalamka, waxaana ciyaartii Habeen hore ay muujisay in ciyaartoyda Soomaaliya oo mudo 30 sano ka badan aanan helin door la mid ah ciyaar yahanada Algeria iney muujiyeen dadaal weyn iyo xirfad wanaagsan oo lala dhacay.
Xulka qaranka 17 jirada Soomaaliya waxaa u haray labo kulan oo hadii ay badiso rajadoodu tahay wanaagsan tahay, waxaana kulankooda labaad ay la ciyaari doonaan maalinta Talaadada ah xulka qaranka dalka Congo.
WALXO KIIMIKO AH OO AY DAD UGU DHINTE EN DALKA HINDIYA
Shaqaalaha gurmadka deg degga ah oo si deg deg ah u go'aaminaya halka uu gaaska kasoo baxayo
ReutersCopyright: Reuters
Shaqaalaha gurmadka deg degga ah oo si deg deg ah u go'aaminaya halka uu gaaska kasoo baxayoImage caption: Shaqaalaha gurmadka deg degga ah oo si deg deg ah u go'aaminaya halka uu gaaska kasoo baxayo
Ugu yaraan 11 qof ayaa dhintay, ka dib markii uu neefaha gaas ay ka soo baxeen halkii ay ku kaydsanaayeen waqooyiga Hindiya.
Haween iyo carruur, ayaa ka mid ah dadka ku dhintay magaalada dekedda leh ee Ludhiana ee gobolka Punjab. Dhowr qof ayaa laga helay guryahooda iyagoo miyir daboolmay.
Goobta ayaa la xiray, waxaana laga daad gureeyay dadkii deganaa agagaarka uu shilku ka dhacay, ka gadaal markii dad badan ay sheegeen in neefsashada ay ku adkaatay.
Afar ruux, ayaa lagu daweynayaa isbitaalka. Ilaa hadda ma cadda halka uu kasoo baxay ama kasoo daatay Gaaskani. Mid ka mid ah saraakiisha, ayaa soo jeediyay in laga yaabo in gaasku kasoo baxay godad dhulka hoostiisa ah.
Wakaalada wararka ee PTI, ayaa ka soo xigatay guddoomiye ku xigeenka Ludhiana Surabhi Malik in ay tiri: "Waxa aanu ka soo ururin doonaa haraadigii waxyaabihii ka haray gaaska godadka, waxay u badan tahay in qaar kamid ah kiimikooyinka ay la falgaleen maadada kale ee kiimikada ee methane ee ku jiray godad biyoodka."
Rajinder Pal Kaur Chhina, oo ah xildhibaan maxali ah, ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in shilkan uu ka dhacay meel u dhow dukaan lagu iibiyo caanaha.
"Dadka u yimid inay iibsadaan caano subaxdii, hawo ayaa qaadey, oo waxay ku dhaceen dibadda," ayay tiri.
Koox ka socota Ciidanka Qaranka ee Ka-hortagga Masiibooyinka, ayaa loo diray goobta, oo ku taalla aagga Giaspura ee Ludhiana. Waxaa ku dhow goobtani warshado.
In ay kasoo baxaan gaasaska aamburkii, ama daboolkii ay ku jireen dalka Hindiya kama ahan wax dhif ah, oo way dhacaan.
Saddex sano ka hor gaas ka soo daatay warshad kiimiko ah, ayaa ugu yaraan 12 qof ku dishay magaalada Visakhapatnam, ee gobolka Andhra Pradesh.
Sannadkii 1984-kii kiimiko ka daatay warshad sunta cayayaanka lagu dilo oo ku taal bartamaha magaalada Bhopal, ayaa waxa ku dhintay kumannaan qof, taasoo la aqoonsan yahay inay ahayd musiibadii ugu xumayd ee xagga warshadaha ah.
Xeebaha Tunisia oo laga helay meydad ka 210 tahriibayaal ah.
Ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Tunisia ayaa sheegay in ay heleen ku dhawaad 210 qof oo tahriibayaal ah oo ku soo caaryey xeebaha dalkaas, xilli ay sii kordhayaan dadka tahriibayaasha ah ee marinkaas isticmaala.
Baadhitaano hordhac ah oo lagu sameeyay meydadka la helay ayaa muujinaya in muhaajiri intani ay ka yimaadeen dalalka Saxaraha ka ho ose ya, sida uu sheegay Houssemeddine Jeba bli oo ka tirsan ciidanka Ilaalada Qaranka. Mey dadka tahriibayaashan ayaa la helayey muddo 10 maalmood ah oo ka soo bilaabantay 18-kii April, illaa 70 ka mida meydadkaas ayaa laga soo saaray xeebaha dhinaca bari ee dalkaas, sida uu sheegay xeer ilaaliye Fawzi Masmoudi oo dusha kala socda arrimaha tahriibka.
Sfax, Kerkennah iyo Mahdia ayaa ka mida goobaha ugu badan ee ay tahriibayaashu u isticmaalaan inay ka abaabulaan safarkooda tahriibka ee ay ku gelayaan dalka Talyaaniga.
Tirada dhimashada sii kordhaysa ee muhaajiriinta dhintay ayaa buux dhaafiyey qolalka meydka ee isbitaalka Habib Bourguiba ee ku yaalla Sfax, kaas oo hore loogu qorshe eyey in qolalkiisa meydka la dhigi karo 30 illaa 40 meyd ah.
Muxuu ra’iisal wasaarihii hore ee Sudan ka yiri dagaalka ka socda dalkaasi?
Dad ka qaxaya dagaalka Sudan
Dad ka qaxaya dagaalka SudanImage caption: Dad ka qaxa ya dagaalka Sudan
Dhanka kale, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Suu daan Abdalla Hamdok, ayaa ka digay in colaadda dalkiisa ka aloosan ay kasii dareyso, ayna noqoneyso mid ka xun kuwii ka dhacay dalalka Suuriya iyo Liibiya.
Dagaalka u dhaxeeya ciidamada militariga iyo kuwa sida deg degga u hawl gala ee la yiraahdo RSF-ta, ayaa haddii uu sii socdo waxa uu noqon doonaa mid aan ciribtiisa la mahdin.
Subaxnimadii Axadda oo Dorraad ah, rasaas culus oo lidka diyaaradaha ah, ayaa laga maq layay magaalada caasimadda ah ee Khartuum ee dalka Sudan, sida ay sheegeen dadka dee gaanka.
kuwa sida deg degga u hawl gala ee la yiraa hdo RSF-ta, ayaa sheegay in dhinac walba laga soo weeraray, isla markaana la isku adeegsa day hubka noocyadiisa kala duwan.
Dagaalka u dhaxeeya ciidamada militariga iyo kuwa sida deg degga u hawl gala ee la yir aahdo RSF-ta, ayaa haddii uu sii socdo waxa uu noqon doonaa mid aan ciribtiisa la mahdin.
Dagaalka oo billowday 15-kii April, ayaa waxaa ku dhintay boqolaal qof, halka tobanaan kun oo qofna ay ka qaxayaan dalka Sudan.
Dheereynta xiliga xabad joojinta ee habee nimadii Khamiista, oo aan cago badan ku taa gneyn, una dhaxaysay kooxaha iska soo horj eeda, ayaa waxaa daba socday dadaallo diblo maasiyadeed oo xooggan, oo ay wadeen wad amada deriska ah, iyo sidoo kale Mareykanka, Ingiriiska iyo Qaramada Midoobay. Laakiin 72-kii saac ee xabad joojinta lagu kordhiyey, aya anan u dhicin sidii lagu heshiiyey.
Dhanka kale, waxaa magaalada dekedda leh ee Port Sudan ka soo baxaya muuqaalo aan wa naagsaneyn, oo ah in dadku ay si weyn ugu xu sul duubayaan sidii ay u raaci lahaayeen maraa kiib taagan xeebta magaaladani, kuwaasi oo qa arkood ku sii jeeda dalalka Sacuudiga iyo Yemen.
Dowladda Ingiriiska, ayaa sheegtay in ay soo gaba gabaysay howlgalkii daad gureynta.
Xafiiska arrimaha dibadda ayaa sheegay in duulimaadkii ugu dambeeyay uu ka baxay ma gaalada Khartuum 10:00 fiidnimo Sabtidii xilliga maxalliga ah, oo u dhiganta xiliga Ingiriiska (08 :00 fiidnimo ee xiliga GMT) ee Sabtidii, waxa ana duulimaadkaasi lagu qaaday guud ahaan dad gaaraya ku dhawaad 1,900 oo qof.
Dowladda Mareykanka, ayaa dhanka kale sheegtay in kolonyo ay iyagu isku soo duba rideen ay gaareen ay magaalada Port Sudan, si ay muwaadiniin badan oo Mareykan ah ugu daa dgureeyaan markab ku wajahan magaalada Jid dah ee dalka Sacuudiga.
Waxey intaa ku dartay dowlada in boqollaal muwaadiniin Mareykan ah ay kal hore isaga ba xeen dalka Suudaan, marka laga tago dublama asiyiinta lagu daad gureeyey diyaaradaha todd obaad ka hor
.Xigasho:-bbc
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH ISNIIN 1-DA MAY 2023-KA
..