Orodyahanadda heerka caalami ee dalka Spain oo 500 oo maalmood ku nooleed God.

0
Sunday April 16, 2023 - 11:21:39 in Wararka by
  • Visits: 307
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Orodyahanadda heerka caalami ee dalka Spain oo 500 oo maalmood ku nooleed God.

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Markii Beatriz Flamini ay gashay godka Granada, Ruushku kuma soo duulin Ukraine, duniduna wali waxay ku jirtay dhibaatada masiibada ee cudurka Covid19.

Waxay ka mid ahayd tijaabo ay saynisyahannadu si dhow ula socdeen.

"Waxaa dunida iigu war danbeysay taariikhdu markii ay ahayd bisha Noofambar 21, 2021.

 

Lama socda haatan wixii ka dhacay adduunka xiligaa kadib,” ayay tiri ka dib markii ay ka soo baxday godka.

Ms Flamini, oo 50 jir ah, ayaa waxay godka gashay iyada oo 48 jir ah.

 

Waxa ay wakhtigeeda ku qaadatay godka 70m (230ft) ee gunta dheer, iyadoo samaynaysay jimicsi, sawirid iyo xirashada koofiyadaha dhogorta leh.

Waxay heysatay 60 buug iyo 1,000 litir oo biyo ah, sida ay sheegeen kooxdeeda taageerta.

Waxaa kormeeray koox cilmi-nafsi-yaqaanno ah, cilmi-baarayaal, xeel-dheerayaal – khabiiro ku takhasusay daraasadda godadka – laakiin midkoodna waa khuburadee, lama xiriirin iyada.

Orodyahanadda heerka caalami ee dalka Spain oo 500 oo maalmood ku nooleed God.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip