HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES EE MAANTA OO AH AXAD 27-KA NOVEMBAR 2022-KA

0
Sunday November 27, 2022 - 08:09:24 in Wararka by
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES EE MAANTA OO AH AXAD 27-KA NOVEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shalay Cad ale Ka Dhagax Dhigay Garoonka Diyaar adeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Mad axweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xu seen Guudlaawe ayaa Shalay dhagax dhigay dhismaha garoonka diyaaradaha ee degmada Cadale oo si casri ah loo dhisi doono.

Garoonkaan diyaaradeed oo dhowaan dhismihi isu uu bilaaban doono ayaa wax badan kusoo kordhin doona harumarka deegaanka iyo isu soc odka bulshada deegaannadaGobolka Shabeellaha Dhexe ee Ma amulka Hirshabeelle.

Madaxweyne Cali Guud laawe oo la hadlay warbaa hinta ayaa waxaa uu sheegay in Maamulkiisa iyo bulshada Gobolka ay farxad u tahay dhagax dhiga Garoonka diyaaradeed ee la doonayo in laga dhiso degmada Cadale.

Wuxuu sheegay Guudlaawe in deegaanada Maamulka ay ka socdaan mashaariic kale oo horumar ah, isagoona intaas kusii daray in ho wlo ka socda Garoonka diyaaradaha magaala da Baladweyne ay iyaguna marayaan meel ga ba-gabo ah.

Madaxweyne Xasan Oo Xarigga Ka Jaray Is bitaal Cusub Oo Laga Hirgaliyay Cadale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray Isbitaalka Shiikh Axmed Gabyoow oo xildhibaann ada iyo dadka deega an ka oo iskaashanaya ay ka hirgaliyeen Degm ada Cadale ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Madaxweyne Xasan Sh. oo kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay isbitaalk an cusub ayaa ku bogaadiyay dadka deeg aan ka isku-tashiga ay muujiyeen, isaga oo tilm aam ay in dhismahani uu qeyb ka yahay horu marka shacabka Soomaaliyeed ay ku xaqiiji nayaan xor eynta iyo hurumarinta deegaanna dooda.

Madaxwaynaha oo uu wehliyo Madaxweyna ha Dawlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa sidoo kale dhag ax dhigay dhismaha garoon diyaaradeed oo ay yeelan doonto Degmada Cadale.

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay qaar kamid ah Guddoonka Baarlamaanka Dowlad Goboleedyada

Guddoomiyaha Aqalka Sare, Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa hoygiisa, waxaa booqa sho iyo salaam ugu yimid guddoonnada Baarla maanka Dowlad Gobo leedyada Jubbal and, Kgalbeed, Hirsh abeel le iyo Galmudug oo Mu qdisho u jooga howlo shaqo.

Kulanka ayaa looga wada hadlay adkaynta xiriirka wadashaqayn ee Aqalka Sare iyo Gol ay aasha Xeer-dejinta Maa mul dowlad Gobole edy ada iyo in Aqalka Sare oo gudanaya waa jib aadkisa dastuuriga ah uu la fududeeyo golayaa sha waxyabaaha muhiimka u ah shaqooyinkoo da ee uga xiran Dowladda. Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa ku booriyay Guddoomiyaasha in ay dardar geliy aan waajibaadka iyo howlaha shaqo ee ay u ha yaan shacabka ku nool Maa mulada ay matal aan oo ka sugaya dejinta Xeerar iyo sharciyo xoojinaya Dowladnimada.

Madaxweyne Xasan oo tegay difaacyada ciid amada ee SH/DHEXE

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xa san Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan deg mada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe ay aa Shalay tegay jiida hore ee dagaalka, isaga oo kormeeray difaacyada ciidamada ee gobo lkaasi.

Madaxweynaha ayaa waxaa booqashadan ku wehelinayey madaxweyn aha dowlad-gob oleedka Hir-shabeelle, Wasiirka Gaashaandhig ga, Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaal iyeed, Xildhibaano, gud doomi yaha Maxkamad da sare ee ciidamada qal abka sida iyo Guddoo miyaha Maxkamadda dar ajada koowaad ee cii damada qalabka sida.

Sidoo kale madaxweynaha ayaa u kuurgalay sida ay ciidamadu ugu diyaargaroobeen dagaal ka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, si loo ga aro deegaanada bartilmaameedka ah.

Xasan Sheekh Maxamuud oo furinta kula ha dlay ciidamada ayaa ku bogaadiyey guulaha ay ka soo hoyeen dagaalka Al-Shabaab ee haatan ka socda gobolka Shabeelaha Dhexe.

Waxaa sidoo kale Madaxweynuhu shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ah ay qaadaney so doorkeeda, si loo sii wado howlgallada, loog ana adkaado Al-Shabaab.

Shabeelaha Dhexe ayaa ka mid ah gobollada ay sida aadka ah uga socdaan howlgallada cu lus ee ay iska kaashanayaan ciidamada Xoog ga dalka iyo kuwa deegaanka.

Si kastaba, madaxweynaha ayaa horey u bo oqday deegaanada Nuur Dugle iyo Masaajid Ca liguduud oo ka mid ah deegaanadii ugu damb eeyey ee laga xoreeyey Al-Shabaab.

Gudoomiye Sacdiyo "Muqdisho waan ka teg ayaa hadii aan ku guul-dareysto in…”

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee gol aha shacabka Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Sa matar ayaa Shalay weerar afka ah ku qaaday qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed, xilli ay ka qeyb gashay kulan looga arrinsanayey dho wridda xuquuqda haweenka.

Xildhibaan Sacdiyo ayaa sheegtay in haw eenka Soomaaliyeed ay la kul maan xadgudub yo joogto ah, isla markaana ay intaas u dheer tahay weerar iyo hanjabaado ay kala kulmaan cul umo intooda badan dibadda jooga.

"Waxaa jira kuwo culumo isku sheeg ah oo si joogto ah noogu hanjaba, walaahi iima dhaa ra kartid adigoo dal kale magan ge liyo ku joo ga, Al-Shabaab ay aad garab joogtaan, waana iska kiin dhici doon aa, culumo isku sheeg ayaa tihiin,” ayey tiri Xildhibaan Sacdiyo. Xil dhibaan Sacdiyo ayaa wacad ku martay in Mu qdisho ay ka tegi doonto, hadii ay ku guul dar eysato in baarlamaanka Soomaaliya uu me el mariyo sharciga jinsiga, kaas oo difaaci doo na gabadhii lagu sameeyo xad-gudub.

"Xuquuqda haweenka inaan u doodo mar dhow ayaan bilaabay, waana shameystirayaa, waxaan ilaahey hortiis ka balan-qaadayaa in Muqdisho aana sii joogi doonin hadii sharcigaas la ansixi waayo,” ayey hadalkeeda ku sii dartay xildhibaan Sacdiyo.Waxay sheegtay in xilligaan haweenka Soomaa liyeed ay awood badan ku dhex leeyihiin dowl adda, iyagoo taas ka duulay ana ay xuquuqdoo da dhacsa doonaan, "Anigu waxaan dacwo ka U Xigasho:caasimadda.net

DF oo shaacisay in 100 ka tirsanaa Shabaab ay ku dishay Ceeldheere

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warf aafi nta xukuumada Soomaaliya, Mudane Cabd ira xmaan Yuusuf Al-Cadaala oo Shalay shir jar aa’id ku qabtay Muqdisho ay aa ka warbixiyey howlgal qorshe ys an oo ay Habe en hore fuliyeen ciidam asa huw anta.

Al-Cadaala ayaa shaaciyey in Habeen hore howlgal culus oo ka dhacay deegaanka Ceeldheere oo ku yaalla xadka Hiiraan iyo Sha beelaha Dhe xe lagu beegsaday Al-Shabaab, wuxuuna she egay in howlgalkaas ay iska ka ashadeen ciidanka Somalia iyo saaxibada caa lamiga ah.

Wasiirka ayaa xusay in uu howlgalka u dha cay sidii loo qorsheeyey isla-markaana lala barti lmaameedsaday goob ay ku sugnaayeen 200 oo Shabaab ah, kuwaas oo ay ku jiraan 12 hor jooge oo isku uruursanayey halkaasi, ayna kala wareegeen deegaanka Ceeldheere.

Sidoo kale wuxuu xaqiijiyey in halkaas lagu dilay in ka badan 100 xubnood oo ay ku jiraan 10 horjooge, sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale waxa uu sheegay in howlgal ka dhacay deegaanka Buulo Madiino oo ka tir san Shabeelaha Hoose, isna lagu dilay illaa 64 xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.

Cabdiraxmaan Al-Cadaala ayaa sheegay in do wladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ku ma shquulsan tahay asturida meydadka dagaalyah anada badan ee laga laayeyAl-Shabaab, ayna soo bandhigi doonaan gaadiid iyo sidoo kale hub fara badan ay ka qabsadeen kooxda.

Ugu dambeyn wuxuu u mahadceliyey dadka deegaanka ee kala qaybqaadanaya dowladda howlgallada haatan ka socda inta badan gobollada dalka, si looga saaro Al-Shabaab.

Wasiirka Gaashaandhiga iyo Taliyaha Ciidan ka Xoogga oo gaaray Magaalada Kismaayo

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga XFS Cabduqa adir Maxamed Nuur oo uu wehl iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Odowaa Yuusuf Raage ayaa gaaray M/Kism aayo ee caas imadda kmg ee Jubaland.

Wafdiga ayaa waxaa garo onka M/Kismaayo ku soo dha weeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Ju bba land iyo Saraakiil Ciidan.

"Waxaan u mahad celineyna Maamulka Jub aland, Madaxwynaha, Wasiirada, Xildhibaana da 2da heer& taliyayaasha Ciidamada oo soo dhoweyn diiran noo sameeyey” ayuu yiri Wasiirka Gaashaandhiga


Heshiis nabadeed oo laga soo saaray colaa ddii ka jirtay deegaannada hoos yimaada Cadale

Heshiis nabadeed ayaa laga soo saaray collaadii ka jirtay deegaanno hoos yimaada de gmada Cadale ee gobolka Shabeellada dhexe, halkaas oo labo beelood oo walaalo ah ay ku dirireen.

Waxaa lagu heshiiyay in nabada laga shaqeeyo, lagana horyimaado wax kaste oo collaada abuuri kara. Sidoo kale waxaa lasoo dhoweeyay dad aalada dowladdu ugu jirto dib u xoraynta gobo lka Shabeellada dhexe.

Waxaa la isku raacay in tallaabo laga qaado cid kasta isku dayda inay isbaaro dhigato, sidoo kale in qofkii qof dila sharciga islaamka la mar siiyo.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goob jo og ka ahaa heshiiska laga gaaray collaada Cad ale, wuxuuna ku baraarujiyay labada beelood in collaadooda aysan fursad u siinin Alshabaab inay kusoo laabtaan deegaannada laga xoree yay.

HOOS KA AKHRISO

Madaxweyne Xasan Sh. oo taageeray baaq nabadeed oo kasoo baxay odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Cadale

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan deg mada Cadale ayaa taageeray baaq nabadeed oo ay soo saareen culumada, odaya asha dhaqanka iyo qeybaha bulshada kaasi oo adkeynaya heshiisiinta bul ashada, ciribtirka jidgooyooyinka sharci darrada ah iyo dardargelinta dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.Madaxweynaha ayaa hoosta ka xarr iiqay in aan la aqbalin karin in jidgooyo sharci-darro ah la dhigto deeganada gobolka isla markaana la gu dhibaateeyo muwaadiniinta saf arka ah, isa ga oo faray laamaha amniga iyo od ayaasha dhaqanka in ay u midoobaan qofkasta oo lagu helo in uu caqabad ku yahay wada no olaa shaha iyo xasilloonida.

"Qof muslim ah oo walaalkiis ah oo Soom aali ah qofkii inta u qasday dilay, magaca uu do ono haku dilo waa qaatil, ma ahan reer hebel, qabiil na ma ahan, waa dilaa, dilaana shareeca da waxa ay ka qabto waa ognahay, sidoo kale dadka isbaarada dhiganaya waa qaadicul-dariiq iyagana qabiil ma lahan waa in sharciga la marsiiyo,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Madaxweynaha ayaa xusay in duubabka dhaqanka Soomaaliyeed ay udub dhexaad u yihiin hiigsiga Soomaali heshiis iyo jiheynta bul shada, waxa uuna ku booriyay in ay xoogga sa araan isku xirka bulshada iyo in loo midoobo da gaalka lagu ciribtirayo Al-shabaab.

"Waxa aan ka war haynaa in argagixisadu ay ku mashquulsan tahay iska hor keenidda be elaha walaalaha ah ee ku nool deegaanada ay ka socdaan hawlgallada dalka looga xoreynayo, waa nasiib darro weyn in cadawgeennu uu helo fursaddii uu raadinayay, waa in si shuruud la’ aan ah loo joojiyaa dagaalka dadka walaalaha ah, waana in aan u midowno kan waajibka ah ee argagixisada," ayuu yiri madaxweynuhu.

Waxaa Kulankan laga aqriyay Qaraar golaha wasiirradu ansixiyeen kaasoo la xiriira deegaa nnada cusub ee laga xoreynayo Alshabaab, qar aarkan ayaa isugu jira, Amniga iyo xasilloonida, amarka iyo kala dambeynta, isu socodka, xak amaynta xad-gudubyada ciidamada iyo denbi-falayaashu ka geysan karaan goobaha laga xor eeyey Alshabaab iyo ilaalinta xuquuqda Aada maha.

Madaxweynaha Hir-shabeelle, Cali Guudla awe Xuseen oo goob joog ahaa kulanka ayaa ballanqaaday in uu mudnaanta koowaad siin ayo hirgalinta qodobada ku xusan Baaqa Nab adda Cadale, si loo helo nabadgalyo, horumar iyo xasillooni waarta.

Ugu danbeyn Duubabka iyo Odayaasha dha qanka ayaa saxiixay baaqa nabadda Cadale, kaasi oo adkaynaya wadajirka isla markaana til maamaya in bulshada u midowdo dagaalka Al shabaab. baaqa ayaa hoosta ka xariiqay in qofkii qof dila sharciga la marsiiyo lana xakam eeyo jidgooyooyinka sharci-darrada ah

Dowladda Oo 5 Dal Kala Hadashay Taageer ida Nidaamka Caafimaadka Ee Dalka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Ali Haji Adam oo kulama duc eedyo la qaatey Qaar ka mid ah Wasiirada dhigiisa ah ee kasoo qeyb galey Shirka looga hadlayo Il ma qabatada adkeysiga u leh dawooyinka ee ka socda Dalka Cumaan.

Iyada oo lagu guda jiro maalintii labaad ee shi rka Caalamiga ah ee ka Tashiga il ma Aragtada adkaysiga u leh dawooyinka kaas oo ka socda magaalada Muscat ee Dalka Cuman ayaa wux uu Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Dar yeelka Bulshada ee XFS uu la qaatay kulamo kala duwan qaar ka mid ah Wasiirada ka qayb galaya shirka ee ka socdey dalalka Caalamka.

Wasiirka ayaa wuxuu kulama gaar- gaar ah la yeeshay wasiirada kala ah:

1-Wasiirka W/ Caafimaadk Dalka Cuman

2- W/Wasaaradda Caafimaadka dalka Sucudi

3- Wasiirka W/Caafimaadka dalka Netherlands

4-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Sweden

5- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dalka Bangladesh.

Wasiirka iyo dhammaan wasiirada uu la kul may ayaa iska waraystay xaalada qeybta Caafi maadka ee dalka Soomaaliya iyo sidii kor loogu qaadi lahaa dadaalka dib loogu dhisayo nidaam ka caafimaadka ee Soomaaliya.

Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Caafi maadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr.Cali Xaaji Aadan ay aa u mahdceliyay Wasiirada kuwooda taagee ray nidaamka caafimaadka ee dalka Soomaal iya. Ugu danbayn Wasiirka iyo Wasiirada kale ee dhiggiisa ah ayaa ku balamay in la xoojiyo xiriirka ka dhaxeeya Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo dalalkooda.

Jeyte: Ma dhimanayo inta uu qof Shabaab ah nool yahay

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo safar ku tegay deegaanka Tardo ee koonfurta gobolka Hiiraan oo ka mid ah deegaanadii laga xoree yey Al-Shabaab ayaa dowlad goboleedyada we ydiiyey su’aal ah "War ma Shabaab-kaa iska iimaansateen.”

Cali Jeyte ayaa sheegay in ila ahey uu ka rajeynayo in uu san dhiman inta uu nool yah ay qof Shabaab ah, isagoo sheegay in degmada Matab aan ee waqooyiga Hiiraan uu ka soo bilaabay dagaal, isla markaana uu marsiinayo Tardo oo hoos tagta Jalalaqsi oo dhacda koonfurta Hii raan.

Wuxuu sheegay in dowlad goboleedyada ba dankood ay ku fiirsadeen dagaalka, "Adeer der bigaan ku geynay A-Shabaab, intii nagu fiirs atay, markooda ayaan ku fiirsa doonaa, sidaa noo tihiin ayaan idiin nahay Shalay kadib,” ayuu yiri Cali Jeyte.

Wuxuu sheegay in dhulka HirShabeelle inti isa badan ay ka xoreeyeen Al-Shabaab, "Wal igey arrimo dowlad goboleed kama hadlin, laa kiin Shalay waxaan leeyahay war Shabaab-ka miyaad iska iimaansateen?” ayuu yiri.

Cali Jeyte oo fagaare kula hadlaayey dadka deegaanka Tardo ayaa yiri, "Hadii Alle idmo, inta qof Shabaab ah uu nool yahay anigu ma dhima doono insha allah, Shabaab waan ka she ekeynayaa insha allah, cadaaladda ilaahey waa weyn tahay, cadowga in lagu dhiirado ayaan ra baa.”

Wuxuu guddoomiye Cali Jeyte intaas ku sii daray, "Dhulka HirShabeelle kaliya ayuu dagaal ku ka socdaa ee maxay noogu daawanayaan gobollada kale, waan u mahad celinayaa dowl ad deegaanka, laakiin gobollada kale ma hey no, ciidanka xoogga dalka ayaan sidoo kale u mahad celinayaa oo guulahaan nagu garab ist aagay, maamullada kale waxaba ka sheegi mey no, laakiin sida ay noo yihiin ayaan u nahay.”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabelle Oo Soo Bandhigtay Qorshaha Adeegyada Hormarineed Ee Degmada Jowhar

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowlada ha Hoose ee Dowladda HirShabelle ayaa Shalay magaalada Jowhar ku qabatay Kulan weynaha Dhameystirka iyo dib- u milicsiga qaar kamid ah Mashaariicda horte binta u leh Degm ada Jowhar Kulankan oo ay kaso qeyb galeen xubno kamid ah labada Gole ee Dowladda , Maam ulka Gobolka iyo Degmada , Hey’adaha Caal amiga ah iyo Kuwa Maxalliga ee ka shaqeeyo Jowhar , Ururrada Bulshada Rayadka iyo marti sharaf kale aya lagu so bandhigay 24 mashruuc oo hortebin u leh Degmada Jowhar taasi oo hey’adaha Dowliga ah iyo Kuwa ka shaqeeyo Horumarinta loo jeediyay inay diiradda saaran ka ddib wadatashiyo Bulsho oo lagu qabtay Ma gaalada Jowhar bilaha September iyo October ee 2022 oo ay taageereysay TIS Seddax ee USAID.

Agaasimaha Guud ee Wasaraadda Md Mo hamed Kulmiye oo daah-furka kulan weynaha ka hadlay ayaa sheegay in arrintani ay muhiim u tahay in la isku xero qorshayaasha Dowliga ah ee horumarinta heer degmo iyo qorsha How leedka hey’adaha si looga jawaabo baahiyada ka yimid Bulshada .

Masuuliyin ay kamid yahiin hogganka Ururr ada Bulshada Rayadka , hey’adaha Mercy USA ID, CHEFA, DRC, IMC, TIS3 , INTERSOM iyo hey’ado kale oo maxalli ah, Guddoomiyaha D/ Jowhar Cismaan Maxamed Muqtaar, Guddoo miye ku xigeenka G/Sh/dhexe Maxamed Cabdi Sh.,Xidhibaanno iyo wasiirro ayaa ka hadlay kul anka iyaga oo sheegay in Howshaani ay muhi im u tahay Dadka deeganka loona baahanyah ay in lo istaago sidii loo dhameystiri lahaa.

Waa markii ugu horeysay kulan noocan oo kale ah lagu qabtay magaalada Jowhar waxaa na bulshada degmada Jowhar oo ah xarunta maamulka Hirshabelle ay dhowrayaan fulinta mashaariicda wax ku oolka ah ee la soo ban dhigay Shalay.

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarrada oo xilka u kala wareejiyay Agaasimihii Guud iyo Agaasimaha cusub

Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cay aaraha XFS Md. Xil Maxamed Barre Max amu ud ayaa xilkii u kala wareejiyay ku simihii agaa simaha guud ee Wasaaradda ahna agaasimaha waaxda maamulka iyo Maaliyadda wasaaradda Maxamed Amiin Maxamed iyo agaasimaha guud ee dhowaan la magacaabay Md.Cab dirax iim Warsame.

Munaasabadda xil-wareejinta waxaa goob joog ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda Marwo Fahmo Axmed Nuur, agaasime yaasha waaxy aha wasaaradda, hawlwadeenada wasaaradda iyo marti sharaf kale oo ka kala socda laamaha dowladda iyo ururrada dhallinyarada Soomaaliy eed. Wasiir Maxamed Barre Maxamuud oo had alo kooban ka jeediyay munaasabadda xil-war eej inta ayaa u mahad-celiyay agaasimihii guud ee hore shaqadii uu wasaaradda ka soo qabtay in tuu joogay, wuxuuna kula dardaarmay agaas imaha guud ee cusub inuu dardargeliyo shaq ada hor-tebint a u leh wasaaradda isagoo kula dardaar may agaasime waaxeedyada wasaarad da inay la shaqeeyaan agaasimaha cusub gac anna ka siiy aan inuu shaqadiisa guto.

Gabar yar oo Soomaali ah oo lagu afduubtay waddanka…

Gabar yar oo Soomaali ah ayaa lagu soo wa ramayaa in laga afduubtay goob ganacsi oo ku taalla deegaanka Delft oo ka tirsan magaal ada Cape Town ee xarunta gobolka Western Cape.

Warbaahinta dalka K/Afrika qaarkood ay aa tabiyay in gabar oo 15 sanno jir ah afduub teen kooxo burcad ah oo illaa hadda haybtooda la garaneyn, xilli ay ku sugneyd dukaan aabah eed uu lahaa.

Kooxda hubeysan oo ka kooban ilaa 5 nin ayaa la sheegay inay gudaha dukaanka galeen kana soo kaxeysteen Gabadhaan yar oo la she egay in xilliga afduubka dhacayay aabaheed ku mashquulsanaa in adeeg gaari ka dejiyo.

Afhayeenka booliska gobolka Western Ca pe Ndakhe Gwala oo la hadlay warbaahinta gud aha ayaa sheegay in kiiska afduubka ee gaba dha Soomaaliyeed ay ka war heleen, islamarka ana ay ku mashquulsan yihiin baaritaanka iyo si dii ay usoo celin lahaayeen.

Waxaa marar badan dalka Koonfur Afrika ka dhaca afduub loo geysto ganacsatada Soom aaliyeed, kuwaasi oo qaarkood lacago madax furasho ah lagu soo daayo, hase yeeshe waxaa cusub in la afduubto caruurta Soomaa

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland Oo Shalay Ansixiyey Miisaaniyadda Sannadka 2023

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Gudd oomiye ku-xigeenka 2-aad Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Shalay shir-guddoomiyey fadhi ga 14-aad ee Kal-fadhiga 51-aad Golaha Wakii llada Puntland.

Fadhiga Shalay oo ay soo xaadireen 40 Xil dhibaan, ayaa Goluhu warbixin ka dhegeysteen Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha & Xisaaba adka Golaha Wakiillada oo gacanta ku hayey Miisaaniyadda sannadka 2023 oo Guddigu akh rinta 2aad ku sameeyey sida uu qabo Dastuur ka Puntland, Qodobada 135aad, 136aad iyo xe er-hoosaadka Golaha Wakiillada Qodobada 58aad Iyo 63aad

Intaa kadib, Xildhibaannada ayaa cod gacan-taag ah Oggol ugu codeeyey 37 Xildhibaan, dii dmo 0, aamus 3, sidaas ayeyna ansax ku noqot ay Miisaaniyadda Maamulka sannadka 2023 ta asoo dhan $376,699,825, ( Saddex boqol 7aatan lix malyan, lix boqol sagaashan iyo saga al kun, sideed boqol labaatan iyo shan dollar).

ku talo-galka dhakhliga gudaha sannadkaan ay aa noqonayaa $97,212,528 oo bishii ku qoonda ysan 8,101,044, dhakhligaan oo ka soo xaroona ya saddex iyo toban madax oo ka kala imanaya dhammaan gobollada Puntland. Miisaaniyad da 2023 ayaa waxaa ku jira kab miisaaniyadeed oo wadar ahaan dhan $22, 275,432 oo bishii ku qoondaysan $1,856,286 oo la la filayo in laga helo beesha caalamka, kabk aas oo loo qorsheeyey in lagu daboolo farqiaga u dhexeeya dhakhliga iyo kharashka gudaha. Wadarta guud ee dhakhliga gudaha iyo kabka dhakhliga ayaa noqonaya dakhli dhan $119, 487,960 taas oo bishii ku qoondeysan $9, 957,330

Dil ka dhacay gudaha Hotel kuyaalla Hargey sa iyo Ninkii ka dambeeyay oo lasoo qabtay

Ciidamada booliiska ee maamulka Somali land ayaa ku guule estay in ay gacanta kusoo dhigaan nin dhallinyaro ah oo ku eedeesan in Habeen hore sa qii dhaxe dil ka geestay gudaha hotel kuyaalla magaalada Hargeysa,.

War kasoo baxay booliis ka Somaliland ayaa lagu sheegay in ciidamada ho wlgal ay sameeyeen ku guuleesteen in ay gac anta kusoo dhigaan Baashe Faarax Cabdi oo loo heystaa in uu dilay Marxuum Jimcaale Ra shiid Xasan .

ilkan oo loo adeegsaday toorey ayaa Habeen hore abaaro 2:30 habeenimo ka dhacay gudaha ho telka Niil ee kuyaalla magaalada Hargeysa , wa xaana ninka dilka geestay oo baxsaday si deg deg ah gacanta ugu soo dhigay ciidamada bool iiska.

Taliska booliiska Somaliland ayaa cadeeyay in lasoo qaban doono lana ciqaabi doono cid ka sta oo geesata dil , waxa ayna sheegeen nin kan gacan ku dhiiglaha ah ee xiran la hor geyn doono laamaha caddaalada.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com

Xog: Odoyaal dhaqameedyo caan ah oo laba toddobaad ka badan ku xiran Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad-go boleedka Jubbaland ayaa waxaa muddo labo 7baad ka badan ku xiran saddex oday dhaqa meed oo kamid ah dhaqanka ugu caansan deegaanada ma amulkaasi.

dayaasha xiran ayaa kala ah Ugaas Axmed Ugaas Siraad Ugaas Baqow, Nabadoon Cab dullaahi Bile Sic iid iyo Nabad oon Cabdi Bare Maxamed (Bare Ashuun), kuwa asi oo ka soo jeeda beesha Ha rtiga.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in 3xdaan Oday dhaqameed la xiray kadib markii ay de gmada Jilib u tageen xarig ay kooxda Al-Shaba ab u gaysatay ganacsato ka soo jeeda beesho oda. Odayaal dhaqameedkaan ayaa weli wax maxkamad ah la gayn, ayada oo maamulka Jub baland uu mamnuucay in laga hadlo xarigooda, xili ay Kismaayo ku xiran yihiin in ka badan labo toddobaad.

Nabadoon ku sugan Kismaayo oo la hadlay warbaahinta gudaha, islamarkaana codsaday in aan magaciisa la xusin sababo amni awgeed ay aa sheegay in maamulka Axmed Madoobe uu ku gacan seyray ergo ay ka galeen odayaal dha qameedka xiran. Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axm ed Madoobe ayaa hore dhowr jeer xarig iyo ma saafurin kula kacay odayaal dhaqan oo qaarko od ka aragti duwan yihiin madaxweynaha, lama na oga waxay ka yeeli doonaan saddexda Oday dhaqameed.

Xigasho:-caasimadda.net



 

ARRIN WAALIDIINTA KU KALLIFTAY IN AY CARRUURTOODA DAROOGO SIIYAAN, GABDHANA IIBIYAAN

Dadka reer Afgaanistaan ​​​​ayaa siinaya caruurtooda gaajaysan dawooyin ay sarqaamiyaan Dadka reer Afgaanistaan ​​​​ayaa siinaya caruurtooda gaajaysan dawooyin ay ku sarqaamiyaan- kuwa kale waxay iibiyeen gabdhahooda iyo xubn ahooda si ay u noolaadaan.

Jiilaalkii labaad tan iyo markii Taalibaan ay la wareegeen dalkaas, dhaqaalihii dib addana laga goostay, malaayiin qof ayaa qarka u saran macluul.

"Carruurteenna way ooyaan, mana seexdaan, ma haysanno cunto," ayuu yiri Cabdul Wahaab.

"Sidaa darteed waxaan aadnaa farmashiyaha, waxaana kasoo qaadannaa kaniini aan siinno caruurteenna si ay hurdo u dareemaan."

Ninkan waxa uu ku nool yahay meel ka baxsan magaalada Herat, oo ah mag aalada saddexaad ee ugu weyn dalka, waxaana deggan kumannaan qof oo ku nool guryo dhoobo ah. Waxaa halkan isugu yimid dad barakacayaal ah oo ay ku habsadeen musiibooyinka dabiici ah iyo dagaallo.

Cabdul Wahaab wuxuu ka mid yahay koox ku dhaw ​​toban nin oo nagu soo xoontay. Waxaan weydiinay, imisa ayaa caruurtooda dawooyinka siinaya si ay u daroogeeyaan?

"In badan oo naga mid ah, dhammaanteen," ayay ku jawaabeen.

Ghulam Hazrat waxa uu jeebka khamiiska uu xirnaa ka soo saaray dhowr xabo oo kaniini ah. Wuxuu ahaa kaniinka la yirahdo alprazolam. Waa kaniin maskax dejiye ah oo loogu talagalay xanuunka welwelka.

Waa kaniinka la yirahdo alprazolam waa kaniin maskax dejiye ah oo loogu tala galay xanuunka welwelka.

Ghulam wxa uu leeyahay lix carruur ah, kan ugu yar waxa uu jiraahal sano. "Xitaa isaga ayaan siiyaa," ayuu yiri.

Qaar kale waxay na tuseen kaniinada escitalopram iyo sertraline oo ay sheegeen inay carruurtooda siinayaan. Caadi ahaan waxaa loo qoraa dadka uu ku dhaco niyad-jabka iyo walaaca.

Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in marka daawooyinkan oo kale la siiyo carr uurta yaryar ee aan helin nafaqo ku filan, waxay keeni karaan dhaawac beerka ah, oo ay la socdaan dhibaatooyin kale oo badan sida daal joogto ah, hurdo iyo dabeecad xumo.

Farmashiyaha maxaliga ah, waxaan ka ogaanay inaad ka iibsan karto shan kiniin oo daawooyin kan ah kuwaas oo la iibiyo 10 lacata Afghanistan ah oo qiyaastii u dhiganta 10 senti oo lacagta Mareykanka ah, ama qiimaha xabbad rooti ah.

Qoysaska aan la kulanay intooda badan waxay maalin walba qaybsanayeen dhawr xabbadood oo rooti ah. Mid ka mid ah dumarka ayaa noo sheegtay in ay cunaann rooti qallalan subaxdii, habeenkiina ay biyaha dhex geliyaan si ay u qoyaan.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in "masiibo bini'aadantinimo" ay hadda ka jirto Afgaanistaan.Inta badan ragga Herat waxay ka shaqeeyaan shaqooyin maalinle ah. Sannado badan ayay nolol adag ku jireen. Ragga Herat, hadda into oda badan waa shaqo la'aan

Laakiin markii Taliban ay dalka la wareegeen bishii Ogosto ee la soo dhaafay, iy ada oo aan aqoonsi caalami ah helin dawladdooda cusub, ayay dhaqaalihii shisheeye ee la siin jiray Afgaanistaan ​​la xayiray, taas oo keentay burbur dhaqaale oo shaqa u horseeday ragga Herat intooda badan.

Maalinta dhifka ah ee ay shaqo helaan, waxay sameeyaan ku dhawaad ​​lacag dhan 100 Afgaanistaan ​​ah, taas oo u dhiganta wax ka yar hal doolar.

Meel kasta oo aan tagnay, waxaan ku aragnay dad lagu qasbay inay qaad aan tallaabooyin xad-dhaaf ah si ay qoysaskooda uga badbaadiyaan gaajada.

Cammaar (ma aha magaciisa dhabta ah) ayaa sheegay in lagu sameeyay qaliin lagaga saaray kelida saddex bilood ka hor waxaanu na tusay nabar sagaal inch ah – oo ay ka muuqato calaamad tolmo ah oo ku yaalla calooshiisa hoosteeda.

Waxa uu na tusay nabar sagaal inch ah – oo ay ka muuqato calaamad tolmo ah oo ku yaalla calooshiisa hoosteeda.

Waa wiil dhalinyaro ah oo ku jira da’da labaatameeyada wuxuu inoo sheegay inay dhibaato u geysay inuu qaadpo tallaabadaasi.

"Ma jirin waddo kale, waxaan maqlay inaad kalyaha ku iibin karto isbitaal deega anka ah, halkaas ayaan tagay oo aan u sheegay inaan doonayo inaan iibiyo kely ahayga, toddobaadyo ka dib ayaa la iiga soo wacay taleefoon iyada oo la iga cod sanaya inaan imaado isbitaalka," ayuu yiri.

"Waxay sameeyeen xoogaa baaritaanno ah, ka dib waxay igu dureen dawo isuuxsay, waan baqay laa kiin ma haysan wax ikhtiyaar ah."

Cammaar waxa la siiyay ilaa 270,000 oo lacagta Afgaanistaan ​​ah oo u dhiganta 3,100 oo doolar, lacagtaas oo inteeda badan uu ku isticmaalay lacagtii ay qosykiisa cuntada ku amaahdeen.

"Haddii aan hal habeen wax cunno habeenka xiga wax cunto ah ma helno. Ka dib markii aan iibiyay kelildayda, waxaan dareemayaa inaan ahay qof bar ah, waxaan dareemayaa rajo beel, haddii noloshu sidan ku sii socoto, waxaan ka baqataa inaan dhiman doono," ayuu yiri.

In xubnaha jirka lacag lagu iibsado maaha wax aan horay looga baran Afgaan istaan. Waxay dhici jirtay xitaa ka hor intaan Taliban la wareegin dalka. Laakiin hadda, xitaa ka dib markii ay la wareegeen, dadku weli ma heli karin dariiqii ay ku noolaan lahaayeen.

Marar badan, waxaan maqalnay dad gabdhahooda iibinaya.

"Gabadheyda oo shan jir ah waxaan ku iibiyay 100,000 Afgaanistaan ​​ah," ayuu yiri Nizamuddin. Taasi waa wax ka yar kala badh lacagta kelyaha lagu iibiyo. Dib naha ayuu qaniinay, indhuhuna bannaan ayay u soo baxeen.

"Gabadheyda oo shan jir ah waxaan ku iibiyay 100,000 Afgaanistaan ​​ah,"

Sharaftii ay dadka halkan ku noolaayeen gaajo ayaa dishay.

"Waan fahansanahay in ay ka soo horjeedo sharciga Islaamka, iyo in aan halis gelineyno nolosha caruurteena, laakiin ma jirto waddo kale," Abdul Ghafar, oo ka mid ah madaxda bulshada ayaa yiri. XIGASHO:-BBC

SHABAKAD ARGAGIXISO AH OO DILAL GEYSATAY OO LAGU QABTAY GOBOLKA SOOL


Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamadda amniga ay gacanta kusoo dhigeen Shabakad argagixiso ah, kuwaasoo hore dilal qorsheysan uga geystay gobolkaasi.

Howlgalkan qorsheysan oo laga sameeyay magaalada Laascanood ayaa wararka soo baxaya waxay sheegaya in kooxda gacanta lagu soo dhigay ay iska caabin kala hortageen ciidamadda Somaliland, iyadoo intii uu dagaalka socday ay baxsadeen qaar kamid ah kooxihii weerarka lagu qaaday.

Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Uu Hogaaminayo Taliyaha Qaybta guud ee Booliska Gobolka Sool Gaashaanle Dhexe Cali Axmed Shire, Ayaa hoggaaminayay howlgalkan, lama oga hadii uu jiro khasaare ka dhashay weeratkan iyo inta uu gaarsiisan yahay.

Booliska gobolka Sool ma sheegin tirada ay gaarsiisan yihiin kooxda ay gacanta kusoo dhigeen, iyagoo sheegay iney faah faahin guud bixin doonaan marka howlgalkan uu soo dhamaado, maadaama xubno baxsad ahaan wali lagu daba jiro.Shabakad argagixiso ah oo dilal geysatay oo lagu qabtay gobolka Sool.


MADAXWEYNE KU XIGEENKA DAL KA MID AH AFRIKA OO XABSIGA LA DHIGAY KADIB…


Madaxweyne ku xigeenka dalka Malawi Saulos Klaus Chilima ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii ay soo dha mmaaday baaritaan eedeymo la xiriira musuq-maasuq uu ku soo eedeeyay xafiiska la-dagaallanka musuqa ee wad dankaasi.

Khudbad heer qaran ah oo uu jeediyay bishii Juun, mada xweynaha Malawi Lazarus Chakwera ayuu ka xayuubiyay Chilima awoodiisa inta ay socoto baarintaannada la xiriira musuqmaasuqa. Laakiin wakhtigaas madaxweynaha – oo qaaday olole ka dhan ah musuqm aasuqa – wuxuu sheegay in aanu awood dastuuri ah u lahayn inuu shaqada ka joojiyo Chilima ama uu ka qaado xilka madaxweyne ku xigeenka.Hay’adda la-dagaallanka musuq-maasuqa ayaa Chilima ku eedeeyay in lagu abaalmariyay caawimaad uu u sameeyay shirkadaha Xaviar Limited iyo Malachitte FZE, oo ah laba shirkadood oo xiriir la leh ganacsade Ingiriis ah oo lagu magacaabo Zuneth Sattar, si ay qandaraasyo u siiso dowladda Malawi.

"Ma jirto wax faahfaahin ah oo aan ka bixinayo. Waxaan maxkamadda u oggolaan doonaa in hannaanka uu socdo,” ayuu Chilima ugu sheegay suxufiyiinta maxkamadda bannaankeeda kadib markii la siiyay dammaanad, sida ay sheegtay warbaahinta.

Bishii Janaayo ee sanadkan, madaweynaha Malawi, Chakwera, ayaa kala diray dhammaan golahiisa wasiirada, kadib markii lagu eedeeyay musuqmaasuq ka dhan ah saddex wasiir oo xilka hayay.VOA + Reuters.


MAREYKANKA OO MAMNUUCAY QALABKA AY SOO SAARAAN SHIRKADO SHIINAHA LAGA LEEYAHAY


Mareykanka ayaa mamnuucay iibinta iyo soo dejinta qalabka cusub ee ay soo saaraan shirkadaha isgaars iinta Shiinaha.

Waxaa ka mid ah shirkadaha qalabkooda la mamnuu cay "Huawei” iyo "ZTE”, sababo la xiriira waxa ay sara akiisha Mareykanka ku tilmaameen "walaac dhanka amniga qaranka.” Shirkadaha kale ee liiska ku jira waxaa ka mid ah Hikvision, Dahua iyo Hytera, kuw aas oo dhammaantooda sameeya qalabka kamarooyiinka ammaanka iyo qalabka kale ee isgaarsiinta.Waa markii ugu horreysay oo mas’uuliyiinta Marey kanka ay qaadaan tallaabo ceynkan oo kale ah sabab amni awgeed.Dhanka kale, shirkadda Hikvision oo ka jawaabtay ayaa sheegtay in wax-soo-saarkeedu aanay wax khatar ah ku ahayn Maraykanka.

 

Hogaamiyaha ruuxiga Iran oo ammaanay ciidamadii ka hortagay dibadbaxyada

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran, Ayalollah Cali Khamenei, ay aa ku amaanay maleeshiyaadka Basij doorkooda ay ka qaateen xakameynta mudaaharaadyada dalkaasi ka dhacay.

Wuxuu sheegay in qaar badan ay "naft ooda u hureen” si ay dadka uga ilaal iyaan waxa uu ku tilmaamay "rabshad”.

Xukuumadda Iran ayaa sheegtay in 50 ka mid ah ciidamada ammaanka la dilay tan iyo intii ay dibadbaxyada bil aabmeen bishii September.

Dibadbaxyada ayaa ka dhashay ka dib markii gabadh lagu magacaabi jiray Mahsa Amini la sheegay in ay ku dhex dhimatay xabsi ay booliiska ku hayeen

Heesaaga Kanye West sheegay inuu damacsan yahay in uu u tartamo madaxtinimada Mareykanka sanadka 2024-ka

Heesaaga Kanye West, ayaa sheegay inuu damacsan yahay in uu u tartamo madaxtinimada Mareykanka sanadka 2024-ka, inkastoo ay soo wajaheen fadeexado dhowr ah, oo la xiriira hab-dhaqan kiisii ​​ugu dambeeyay.

Xiddiga oo si sharci ah magaciisa ugu beddelay Ye, ayaa baraha bulshada soo dhigay muuqaal ay ku qoran tahay astaanta ololihi isa, isaga oo ay dhinac yaallaan halku dhig ay ku qoran yihiin, Ye 24.

Waxa uu sidoo kale ku andacooday inuu ka codsaday Donald Trump inuu noqdo ku xigeenkiisa.

Kanye West, ayaa kal hore u tartamay madax weynenimada Mareyk anka sanadkii 2020-ka, laakiin ololahaas waa uu guul dareysta, isa goo helay 70,000 oo co dad ah.

Hadalkan fannaanka ee ​​ugu dambeysay, ayaa wuxuu ku soo saaray muuqaal la baahiyey, ka dib markii Kanye West lagu arkay goobta golf-ka ee Trump ee Mar-A-Lago horaantii toddobaadkan, oo uu la socday Nick Fue ntes, oo ah nin caan ah oo caddaana.

West waxa uu sheegay in codsigiisa ku aadanaa inuu Madax weyne kuxigeen u noqdo madaxweynihii hore ee Donald Trump, uu ka diiday, isagoo dhawaan bilaabay ololihiisa doorasho Trump, ee dib u doorashada.

Muuqaal cinwaan loogga dhigay Mar-A-Lago Debrief, oo uu leeyahay West, ayaa lagu sheegay: "Trump inuu bilaabay qeylo mar ay isla fariisteen miis Kanye West, isagoo u sheegay inaanu guuleysan doonin Kanye. Taasi waligeed ma u shaqeysay qof taar iikhda?” Sidaa waxaa yiri, Kanye West.

 

OGAYSIISKA CALAAMADA GANACSIGA

 

KELLOGG’S



OGAYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAYin calaamadda ganacsiga ee sare ay tahay hantida Kellogg Company of One Kellogg Square Battle Creek, Michigan 49016 U.S.A. iyo in Isla calaamadda ganacsiga ayaa loo isticmaalaa badeecadaha soo socda:

 

Fasalka 30: Cunto habaysan oo badarka ku salaysan oo loo isticmaalo quraac ahaan, cunto fudud ama maaddada samaynta cuntooyinka kale; diyaar u ah inuu cuno badarka; badarka warshadaysan; quraac badarka; diyaarinta laga sameeyey badarka iyo cuntooyinka kale ee laga keeno badarka inay noqdaan loo isticmaalo cunto quraac ahaan, cunto fudud ama walxo samaynta cuntada; cunto fudud oo badarka ku salaysan cuntooyinka; baararka badarka; cuntooyinka fudud ee qamadiga ku salaysan; Cuntooyinka fudud ee ku salaysan miraha badan; buskudka; cuntooyinka fudud ee hadhuudhka ku salaysan; isku darka cunto fudud oo ka kooban ugu horrayn buskud, pretzels iyo/ama salool soo booday.

OGAYSIIS SIDOO KALE BAA LA SIIYAYtan Kellogg Company ay sheegato dhammaan xuquuqaha la xiriira Astaanta ganacsiga ee aan kor ku soo sheegnay ee Soomaaliya waxayna bilaabi doontaa tallaabo sharci ah oo ku habboon cid kasta qof ama dadka lagu helo inay isticmaalayaan calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan ama calaamad kale oo ganacsi si khiyaano ah ama jahawareer la mid ah, ama haddii kale ku xad gudubto xuquuqdeeda.

SOMALIA

OGAYSIISKA - CALAAMADA GANACSIGA

 

OGAYSIIS WAXAA HALKAN LAGU BIXIYAY in calaamadda ganacsi ee sare ay tahay astaanta ganacsiga:

Martell & Co of Place Edouard Martell, 16100 Cognac, France

waxaana loo adeegsaday:

 Cabitaanada nooc walba leh.

 OGAYSIIS SIDOO KALE waxaa la bixiyaa in dacwooyin sharci ah lagu qaadi doono qof ama shirkad kasta

yaa isticmaala calaamada ganacsiga ee la sheegay ama ku dayasho kasta ama si kale u xad gudubta xuquuqda ayay tiri shirkaddu.988



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip