HALKAAN KA AKHRISO :-WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILT NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 22-KA NOVEMBAR 2022-KA

0
Tuesday November 22, 2022 - 08:41:11 in Wararka by
  • Visits: 420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO :-WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILT NEWS PEPAR EE MAANTA OO AH TALAADO 22-KA NOVEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo nida amka waxbarashada dalka

Waxaa Darraad magaalada Muqdisho lagu qabtay munaaaabad lagu xusayo Maalinta Ma calinka Soomaaliyeed oo ka dhacday xarunta Tiyaatarka Qaranka, waxaana ka qeyb galay munaasabadda Madaxweynaha Soomaaliya Xa san Sheekh Maxamuud, Wasiirka Wasaaradda

Waxbarashada, Wasiir ka Wasaaradda Cadaal adda iyo Tastuur ka, Qa ar ka mid ah Xildhibaann ada labada Aqal, gu ddoomiyaha gobalka Banaadir, qaar ka mid ah macalinmiinta Soomaaliyeed, Ardey iyo Marti sharaf kale.

Madaxweynaha DFS. Xasan Sheekh Maxa muud oo ka qeyb galay munaasabada lagu xus aayay Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaali yeed ugu hambalyeeyey maalintan qiimaha ba dan.

Madaxweyne Xasan ayaa xusay in Macallim iinta Soomaaliyeed ay ku soo shaqeeyeen dur uufihii ugu adkaa ee dalku soo maray, iyaga oo u soo dhabar adaygay si ay u badbaadiyaan Mu staqbalka ubadka Soomaaliyeed, islamarkaana u soosaaraan jiilal tayo leh oo aasaas u ah hor umarinta dalka iyo samatabixinta dowladdnima da Soomaaliyeed.

"Bahda waxbarashada waxaan ku biiray xilli adag oo dalka ay ka jireen duruufo qallafsan, waxaa khatar ku jiray nolashayada iyo tan arda yda, saas oo ay tahay waxaan culeysyadaas ka la duwan ku ilaawi jirnay qiimaha shaqada aan qabanayno iyo rajada aan ka qabnay in ay aas aas u noqoto jiilal dadka iyo dalkaba waxtara" ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale tilmaamay in DFS ay dadaal ku bixinayso dib u habeynta nidaamka waxbarashada dalka, taa soo ku saleysan baahiyaha ardayda, macalimii nta iyo guud ahaan bahda waxbarashada, wax uuna sheegay in kor loo qaadayo miisaaniyadda waxbarasha dalka, si loo horumariyo nolasha Bareyaasha Soomaaliyeed.

Darraad oo kale sanad walba waxaa gudaha Soomaaliya laga xusaa Maalinta Macalinka Soo maaliyeed, taasoo ay asteeysay dowladdi dhe xe ee dalka uu madaxweynaha ka ahaa M. Siya ad Barre sanadka marku ahaa 1974-kii.

Wasiir Faarax: Wasaaradda markii aan tagay waxaa ku sigtay inaan isaga cararo

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hida ha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir Maxa med oo Ka qeyb-galay munaasibada xus ka maa linta Macalinka Soomaaliy eed, ayaa ma rkii u ho reysay ka shee keeyay xaaladihii ku gad aamna wasaarada markii uu yimid.

Wasiir Faarax ayaa sheegay in markii uu Wasaaradda Waxbara shada yimid uu ku sigtay in uu ka cararo kadib markii uu arkay xaal ado adag oo ka jiray, hase yeeshe uu go’aansa day wajihida dhibaatada taagan iyo wax ka qa bashadeeda.

"Markii aan tagay Wasaaaradda ee aan cul eysyada fiiriyay inta ay le’eg yihiin waxaa ku sig tay in aan iskaga cararo laakiin waxaan go’aan ku gaaray aniga oo kaashanaya xukuumadee na, bahda waxbarashada qeybaheeda kala du wan iyo bulshada Soomaaliyeed in la wajaho mushkilada dhabta ah ee ina haysata. Jid aan waxbarasho aheyn oo aan dhibaatada uga bixi karno haba-yaraate inaysan jirin ayaa xaqiiqsan ay,” ayuu yiri.

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu dadaal ba dan galinayo tayada waxbarashada Soomaaliye ed, taasi oo uu sheegay inay muhiimad gaar ah siineyso xukuumadda uu hogaamiyo ra’iisul wa saare Xamza Cabdi Barre.

"Aniga oo ka turjumaya barnaamijka xuku umadda Dan-Qaran waxaa hadaf ka dhiganay in culeys kasta oo Waalidka Soomaaliyeed ka saaran waxbarashada in laga qaado intii laga qaadi karo.”

Waxa uu intaas kusii daray "Waxaa inoo ca daatay jidka kaliya ee xaalada Waxbarashada wax looga badali karo ay tahay in Macalinka la tayeeyo, in la doono in qiimo loo yeelo. Muddo yar ayaa joogna laakiin jidkii waxaa lagu qaban lahaa ayaa inoo cad, jidkaas oo ah in Macalinka tababrkiisa xoog la saaro kadib la shaqaaleeyo oo la horumariyo, meeshaas weeyi meesha ay diirada noo saaran tahay.”

Ugu dambeyntiina wuxuu uga mahad-celiyay guud ahaan bahda Waxbarashada is-xilqaamka weyn ee ay sameeyeen mudadii lasoo dhaafay, isaga oo ku bogaadiyay kaalintii ay ka qaateen gurmadka qaraxyadii lagu hoobtay ee Zoobe 2.

MD Xasan Sheekh Oo Kala Direy Guddigii Doorashooyinka Ee Xaliima Yarey Ay Hoggaaminaysay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sh.Maxamuud ayaa soo saaray wareegto ku saabsan waafajenti sharci ga Xeerar Madaxweyne oo la soo saaray sanad kii 2020-ka, kuwaas oo Aqalka Sare ee Baarlam aanka Federaalka Soomaaliya ay tilmaameen in ay khilaafsan yihiin habraaca Dastuurka kmg ah uu tilmaamayo.

MARKUU ARKAY: Qodobka 4aad, Faqrad iisa 1aad ee Dastuurka KMG ee J.F.S.;

MARKUU AR KAY: Qodo bada kala ah 71aad (b), 82aad (2), 111E, 111G iyo 112aad eeDastuur ka KMG ee J.F.S, Qodobka 9aad ee Sharciga Lagu Dhisay Gudidda Madaxa-Bannaan ee Doo rashooyinka Qaranka Faqrad iisa 1aad oo mud adda xil-haynta Guddida ku soo koobtay Lix sa nadood oo aan la cusboonaysiin karaynin iyo Qodobka 10aad ee Sharciga Lagu dhisay Gudi dda Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha iyo Fede raalka.

Madaxweynaha oo tixraacaya Qodobka 87aad ee Dastuurka JFS oo ku waajibinaya ilaalinta iyo horumarinta mabaadi’da aasaasiga ah ee Dastuurka dalka ayaa buriyey Xeererka Mada xweyne ee sida Dastuurka khilaafsan u soo bax ay ee kala ah;

1- Xeer Madaxweyne Lr.40 oo ku taariikhaysan 31/12/2020, kuna saabsan Ansixinta Sharciga Wax-ka Bedelidda Qodobka 9aad ee Sharciga Lagu Dhisay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doo rashooyinka Qaranka.

2- Xeer Madaxweyne Lr.42 oo ku taariikhaysan 31/12/2020, kuna saabsan Ansixinta Sharciga Wax-ka Bedelidda Qodobka 10aad ee Sharciga Lagu Dhisay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xud uudaha iyo Federaalka.

3-Xeer Madaxweyne Lr.41 oo ku taariikh aysan 31/12/2020, kuna saabsan Ansixinta Sha rciga Hey’ada Diiwaan-Gelinta iyo Aqoonsiga Dadweynaha Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa faray XFS inay soo dhisto Xubnaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Xub naha Guddiga a Madaxa-Bannaan ee Xuduuda ha iyo Federaalka si waafaqsan Qodobka 112a ad ee Dastuurka KMG iyo shuruucda lagu dhi say.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hamb alyo u diray xuska maalinta macali miinta So omaaliyeed

Guddoomiyaha G/Shacabka ee Baarlamaan ka Jamhuuriyadda Feder aalka Soomaaliya Md. Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mu naas abadda 21-ka November awgeed waxa uu ham balyo u diray dhammaan macalimiinta iyo bahda qalinleyda Soomaaliyeed kaalintii ay ka geysteen barbaarinta ubadka Soomaaliyeed iyo sidoo kale dadaalkii ay ku bixiyeen aqoon gaar siinta Bulshada Soom aaliyeed.

Guddoomiyaha Golaha Shacab ka oo xusay in macalimiinta Soom aaliyeed ay ku shaqeeyaan daruufo adag islamarkaana aan helin dhaqaale ku filan ayuu ku bogaadiyay badbaadinta ubadka iyo kobcinta aqoonta bulshada Soomaaliyeed.

"Waxaan munaasabadda Maalinta Macallin ka Soomaaliyeed awgeed, macall imiinta Soo maaliyeed la qaybsanayaa farxadda xuska maal intan qiimaha weyn ee 21-ka Novembe, macalli miinta Soomaaliye ed waxay door muhiim ah ka qaateen garab istaaga bulshada xili dalkeena Ku jiray burbur iyo colaad sokeeye,waxayna qa ate en kaalintooda kaga aadan horumarinta wa xbarashada,Darraad oo kale macalli miinta Soo maaliyeed waxay ku suntan yihiin dadaalkii joo gtada ahaa oo ay ubadka Soomaaliyeed ku bix iyeen”ayuu yiri Guddoomiye Sh.Aadan Madobe.

Guddoomiyaha GSh ayaa ugu dambeyn ma calimiinta ku dhiira geliyay in aanu marna ka ca ajisin barbaarinta ubadka Soomaaliyeed isagoo na kula dardaarmay inay sii laba jibaaraan ka mira dhalinta doorkooda ku aadan badbaadinta bulshada

Odayaasha Muqdisho oo war ka soo saa ray xubnaha loo magacaabay G/Banaadir

Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo Nabadoon Maxamed Xasan Xaad uu hoggaa mi nayo ayaa Darraad magaalada Muqdisho ku qa btay kulan ay ku soo dhaweeyeen magaca abi dda xubnaha maamulka gobolka Banaadir.

Odayaasha ayaa si gaar ah u amaanay xulash ada madaxweynaha ee guddoomiye ku xigeen naa maamulka gobolka Banaadir oo Habeen ho re la magacaabay.

Ugu horeyn Nabadoon Maxamed Xasan Xa ad ayaa yiri, "Laga soo bilaabo magaca abidii guddoomiye Yuusuf Madaale iyo ku xigee nad iisa oo saacadihii lasoo dhaafay lasoo dham eys tiray, waan ka mahad naq eynaa magaca abida an oo waa ragii mu dnaa, intooda badan ragaan shaqada waa yaqaaniin, waxaan ka rajeynayaa in shacabka gobolkaan ay yihiin madaxdii anfici laheyd.”

Nabadoon Cabdinuur Axmed Diiriye oo ka mid ah hoggaanka odayaasha dhaqanka beela ha Hawiye ayaa madaxweynaha uga mahad cel iyey xulashada xubnahaan cusub.

"Markaan ayuu dhameystiran yahay maamulkii aan u rabnay gobolkaan Banaadir, howl badan ayay u baahan tahay Xamar, soo dhawaada oo shaqo muuqata qabta ayaan leenahay masuul iyiinta cusub,” ayuu yiri mid ka mid ah odayaa sha Muqdisho.

Sidoo kale odayaasha dhaqanka beelaha Ha wiye ayaa kula dardaarmay masuuliyiinta cusub ee maamulka gobolka Banaadir in dad daalan, magaalo ami darro badan wajaheysa, dadkeeda gardaro lagu dilo maalin kasta loo soo magac aabay, oo dhibaatadaan ay wax ka qabtaan, inta ay heystaan fursadaan la siiyey.

Odayaashaan ayaa madaxweynaha ugu du ceeyey inuu la garab galo hoggaaminta dalka oo talada wanaagsan uu Alle hale eshiiyo, "Soo maalidu madaxda waa habaar taa, islaam ka ka le wuxuu nooga fiican yahay mad axdooda waa u duceey aan, xitaa hadii ay wax ka qaldamaan si Alle u toosiyo, yaan la habarine haloo ducee yo madaxda, sababtoo ah madax weynuhu waa darawal gaari oo kale,” ayuu yiri oday kale.

Xasan oo ka sheekeeyay marxaladdii uu ku billaabay…

Madaxweynaha Soomaaliya Md. Xasan Sh. Maxamuud oo Darraad Tiyaatarka Qara nka ka ga qeyb-galay munaasabadda Maalinta Macall inka Soomaaliyeed ayaa bareyaasha iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed

ugu hambalyeeyey maalintan qiimaha badan.

Madaxweynaha ayaa xusay in Macallimiinta Soomaaliyeed ay ku soo shaqee yeen duruufihii adkaa ee dalku soomaray, iyaga oo u dhabar adaygay si ay u ba dbaadiyaan Mustaqbalka Uba dka Soomaa liyeed, una soo saa raan jiilal tayo leh oo aa saas u ah horumarinta dalkeena iyo samatab ixinta dow laddnimada Soomaali yeed. "Bahda waxbarashada waxaan ku biiray xilli adag oo dalka ay ka jireen duruufo qalla fsan, waxaa khatar ku jiray nolashayada iyo tan arday da, saas oo ay tahay waxaan culeysya daas kala duwan ku ilaawi jirnay qiimaha shaq ada aan qa banayno iyo rajada aan ka qabnay in ay aasaas u noqoto jiilal dadka iyo dalkaba waxtara”.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in DFS ay dadaal ku bixinayso dib u habeynta nidaamka waxbarashada dalka, taas oo ku saleysan baah iyaha ardayda, macali miinta iyo guud ahaan ba hda waxbarashada.

Ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in kor loo qaadayo miisaaniyadda waxbarasha dalka, si loo horumariyo nolasha Bareyaasha Soomaal iyeed.

DF oo ka shaqeynaysa Qorshe sannad ka 2023 looga qaadayo xayiraad saaran

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Ab shir Cumar Haruuse oo wada qorshe ay dowl adda ku dooneyso in looga qaado cuna-qabat eynta hubka ee saaran sanadka 2023-ka ayaa magaalada Dublin ee dalka Ireland kula kulmay wasiirka arimaha di

badda iyo difaaca ee dalkaasi, Simon Coveney.

Kulanka labada masuul ayaa waxaa looga wa da-hadlay iskaashiga ka qaadista cuna-qabate ynta hubka ee saaran Soomaa liya 2023, sida la gu sheegay qor aal kasoo baxay kulankaan.

Sidoo kale waxa kulankaan dii rada lagu saaray taageerada So omaaliya ee ku aaddan xubi nimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Mido obay ee doora shada June 2024.

Ireland oo kamid ah dalalka xubnaha ka ah golaha ammaanka ayaa sidoo kale waxay ma dax u tahay guddiga cuna-qabateynta ee Gola ha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Daba-yaaqadii toddobaadkii hore ayey ah eyd markii golaha ammaanka uu muddo hal sa no ah ku kordhiyay cuna-qabataynta hubka ee sa aran Soomaaliya, kadib markii dalal badan ka codeeyeen rabitaankii dowladda ee aheyd in meesha laga saaro xayiraadaas.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku dooday in cuna-qabataynta hubka ay caqabad ku tahay dadaalada dib loogu dhisayo ciidama da qaranka iyo kuwa amniga si looga hortago khataraha argagixisada.

Waxaa xusid mudan in qaraarka Golaha Am maanka QM lagu cadeeyay in cunaqabatayn ta hubka aysan khuseyn keenista hubka iyo agab ka ciidan, ama bixinta talo farsamo, dhaq aale, kaalmo kale, iyo tababarada militari ee loogu tal o-galay horumarinta hay’adaha amniga iyo bool iska Soomaaliya, si loo sugo amniga dadka iyo dalka.

Inkasta oo aan xayiraadda la qaadin, hadda na qaabka loo dhigay iyo ogolaanshaha la sii yey dowladda federaalka iyo dalalka iyo ururada taageera ayaa ah guul weyn ah, marka loo eego go’aamadii hore.

Safiirka Cusub Ee Imaaraatka Carabta Oo La Kulmay Sheekh Aadan Madoobe.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka B JFS Md. Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu kulan isbarasho iyo soo dhaw eyn ah la qaatay danjiraha cusub ee dalka Imaa raadka Carabta Amb. Ahmed Jumah Alromaith.Safiirka cusub ee dalka Ima a raadka Carabta oo Guddoom iyaha salaan uga siday shac abka iyo dowladda Imaaraad ka ayaa sheegay in dalkiisa ay ka go’an tahay garab istaaga shacab ka iyo dowladda Soomaaliya isla markaana lasii adkeeyo cilaaq aadka ka dhaxeeya labada dowladood.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ugu dambeyn dowladda iyo shacabka Imaaraadka Carabta ku boggaadiyay dadaalada iyo masha ariicda horumarineed ee dalka ay ka fulisay, isa goona danjira ku booriyay adkeynta xirirka soo jireenka ah ee Soomaaliya Iyo Imaaraadka.

Madax ka socotay xukuumadd FS iyo safaar adda Shiinaha oo sagootiyay 14 ardy oo helay deeq waxbarasho

Mas’uuliyiin ka socotay dowladda federa alka iyo maamulka safaaradda Shiinaha ee Mag alada Muqdisho ayaa Darraad sii sagootiyay 14 arday oo deeq waxbasho ka helay dowlada Shi inaha .

Xafladdii sagootinta oo ka dhacday xarunta safaarad da,waxaa ka hadkay Drs Ho dan Cusmaan Cabdi la taliy aha xiriirka Caalamiga ee Xa fiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo safii rka Dowl add Shiinaha ee fadhigiisu yahay M/Muqdisho Mr. Fei Shengchao , diblamaasiyiin, arday iyo marti sharaf lagu casuumay.

Lataliyaha xafiiska R/wasaaraha marwo Hodan Cusmaan Cabdi oo ka hadashay munaasaba da asi ayaa kula dardaarantay ardayda Darraad u dhoofay dalka shiinaha in ay ka soo dhala alaan kaalinta waxbara sho ee laga filaayo.

Sariirka Dowlada Shiiina u jooga Somaliya Mr. Fei Shengchao ayaa ka sheekeeyay xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya dowlada soomal iya iyo Shiinaha isaga oo ku booriyay ardayda la siiyay deeeqda waxbasho in ay ku dadaalan si dii ay kor ugu qaadi lahaayeen aqoontooda ,iy agoo ka faa’ideysanaaya fursadahaasi wax bar asho.Gabagabadi, munaasbadaasi waxaa ka hadlay qaar ka mid ah arday helay deeqda wax basho ,iyagoo u mahadceliyay dowladaaha Soomaliya iyo Shiinaha.

Siyaasi caan ahaa oo xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil qorsheysan oo ay xalay kooxo ku hubeysnaa Bistoolado ka geysteen gudaha magaalada Muq disho.

Dilka oo si gaar ah iga dhacay Waaxda Ti ma Cadde ee degmada Wadajir ayaa waxaa loo geystay Maxamed Xus een Sebriye oo loo yaq aanay (Guuleyste), kaas oo ka mid ahaa siyaas iyiinta caanka ah ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimada Soom aaliya.

Marxuumka ayaa sidoo kale ka mid ahaa mu sharixiintii u tartamay ka mid noqoshada Golaha Shacabka, gaar ahaan kursiga Hop#33 oo uu kusoo baxay Yuusuf Kabaale.

Wararka ayaa sheegaya in kooxda dilka gey satay ay goobta isaga baxsatay, waxaana mey dka marxuumka goor dambe goobta kasoo qa aday qaar ka mid ah ehelladiisa.

Sidoo kale waxaa meesha ay wax ka dhace en gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee DFS, kuwaas oo sameeyey baaritaano koob an, balse kama hadlin falkan.

AUN dilka loo geystayb Maxamed Xuseen Se briye (Guuleyste) ayaa ka mid noqonaya falal amni darro ah oo maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayey gudaha caasimada.

Si kastaba, dhacdooyinkan ayaa kusoo aadayo, xilli haatan dalka uu ka socdo dagaal ka dhan ah Al-Shabaab, kaas oo ay iska kaashanayaan dowladda iyo dadka deegaanka

Koox Ciyaal weero ah oo haweeney xaamilo aheyd iyo wiil ku dilay Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dhacdooyin dilal ah oo ay koox ciyaal weero ah Habeen hore ka geysatay qaybo ka mid ah gudaha degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, taas oo dhalisay walaac aad u xoogan.

Kooxda ciyaal weer arada ah oo ku hub eysanaa mindiyo ay aa wiil dhalinyaro ah aa oo lagu magacaabi jiray Shaafici Macallin Nu ur waxa ay ku dileen xaafadda Cumar Tukunbe oo ka tirsan degmadaasi, kaas oo si weyn looga yaqaanay deegaanka, gaar ahaan Yaaqshiid.

Sidoo kale kooxdan ayaa isla Habeen hore dha awacday laba haween ah oo waddada mar ayey, taas oo ka mid ah aheyd Xaamilo, islam arkaana ku geeriyootay isbitaalka, sida ay xaqiij iyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo la ha dlay Idaacadda Kulmiye ee M/Muqdisho.

Luqmaan Macallin Nuur oo ay walaalo yihiin wiilka Habeen hore la dilay ee Marxuum Shaa fici ayaa ka warbixiyey dilka walaalkiisa, wuxuu na sheegay in si arxan darro ah toorey loogu dil ay. "Waxaa garabkeyga faarujiyey walaalkey, marna saaxibkey Shaafici Macalin Nuur oo ciya al weero ay ku dileen degmada Yaa qshiid,” ay uu yiri Luqmaan Macallin Nuur oo ilmeynaya.

Sidoo kale wuxuu Eebbe uga baryey walaa lkiisa inuu ka waraabiyo Jannadii Firdowo sa, maadaama ay dishay buu yiri gacan ka xaq daran.

"Wallaahi waa geeri aad u naxdin badan wa xaan leeyahay Jannada Ilaahey haka waraabi yo, gacan ka xaq daran ayaa dishay,” ayuu had alkiisa sii raaciyey.

Ciyaal weerada ayaa u muuqda inay mar ka le kusoo laba kacleeyeen xaafadda Muqd isho, waxaana dhibaatooyinka ugu badan hadda laga soo warinayaa waqooyiga caasimada.

Jubbland oo shir ka yeelatay khilaafyada soo laab laabta ee dhulalka

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee do wlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan la qaatay mada xda Hay’ adda Milestone ee maamulka iyo maareenta arr imaha dhulka Jubbaland.

Kulanka waxaa qayb ka ahaa qaar kamida Golaha Wasiirada Jubbaland, Maamulka Gobol ka Jubbada hoose iyo kan degmada Kismaayo, Masuuliyiinta Garsoorka, Xeer ilaalinta iyo ma dax kale.

Qodobka ugu muhiim san ee laga hadlayay wa xa uu ahaa sidii dib u eeg is loogu sameen lahaa arr imaha dhulalka iyo xal u hellidda khilaafaadyada ka soo laalaabta dhulka.

Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dow lad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa faray hay’adaha garsoorka iyo ku wa Amniga inay si deg deg ah wax uga qabtaan khilaafyada la xiriira dhulalka ee soo laablaabta.

Degaano badan oo kuyaalla Koonfurta iyo Ba rtamaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa mararka qaar ka dhaca khilaaf la xiriira dhulalka, kaas oo sababa dagaal gacan ka hadal ay dad u dhin taan kuwo kalena ku dhaawacmaan.

XOG: Shir aysan waxba ka ogeyn DFS oo Itoobiya ku qabatay Gudaha

Shir Gaar ah oo ay leeyihiin mas’uuliyiinta Gobolka Gedo & Saraakiil Itoobiyaan ah ayaa ka furmay Degmada Dooloow Adoow, waxaana jira warar kala duwan oo kasoo baxaya shirka asi. Gudoomiye yaa sha Degmooyinka Beled xaawo,Luuq iyo Dooloow ayaana ka qeyb galaya,xilli Canjeex Buule oo ah Gudo omiyaha Gobolka Gedo uu ka qeyb yahay Shirkaas.

Ilaa hadda si rasmi ah looma oga ujeedada dha bta ah ee shirkaasi Itoobiya ka leedah ay xilli gu ux uu jiro ku aadan gacan ku heynta Gobolka Gedo in Jubbaland State lagu wareejin doono dhawaan.

Xogo la ogaaday ayaa sheegaya in Buule Gareed Canjeex Gudoomiyaha Gobolka Gedo uu ka biyo diidsan in Axmed Mado obe la hoos geeyo Gedo oo ay u arkaan mid dib udhac geliyey sanadihii Jubbaland ay jirtay.

Dhanka kale warar la helay ayaa sheegaya in shirkaasi looga hadlayo dagaal ka dhan ah Al Shabaab sidii looga xoreyn lahaa deegaanada Gedo ay ka joogaan,islamarkaana Itoobiya ay caawin doonto maamulka Gedo.

DFS waxaa la sheegay in aysan ka warqabin shirka ka furmay degm ada Dooloow Gobolka Gedo,waxaana la sugayaa in qodobo kasoo bixi doona shirkaasi.Xigasho:Dayniile.Com

Booliska G/Banaadir Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Baraha Lagu Baahiyay Isagoo Tacidiyo U Geeysanaya Gabar Yar

Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gac anta kusoo dhigay Eedeysane lagu magacaabo Xuseen Xasan Gaaboow, kaasi oo Baraha Bul ashada kasoo muuqday asigoo tacidiyad u ge eysanaya gabar aad u da’yar.

Muuqaalo iyo sawiroo Baraha Internet-ka la gu baahiyay ayaa muujinayay Ninkaan oo Taca ddiyo u gaysanaya Gabadhaasi yar,taasi oo u muuqata inuu siiyay Maandooriye, waxaana si weyn uga falceliyay Bulashada So omaaliyeed.

Taliyaha qeybta guud ee Booli iska Gobolka Banaadir ayaa la sheegay inuu bixiyay amar deg deg ah oo ku aaddan sidii Ninakasi Gac anta loo gu soo dhigi lahaa, waxaana saacado kooban kadib lasoo qabtay Xuseen Xasan Gaaboow oo degganaa Degmada Kaaraan ee G/Banaaadir.

Taliska Guud ee Gobolkani Banaadir iyo Tali ska Saldhigga Degmada Kaaraan ayaa iska kaa shaday sidii gacanta loogu soo dhigi lahaa Eed aysanaha, waxaana Saraakiisha Booliska ay sheegeen in ay Sharciga la tiigsan doonaan Eedaysane Xuseen Xasan.

Taliye Ku Xigeenka 2aad ee Booliska Gen araal Zakiya Xuseen oo Qoraal soo saartay ka dib Qabashada Ninkaa, ayaa sheegtay in shar ciga la hor geyn doono, sidoo kalena waxaa ay u mahadcelsiay Bulshada Soomaaliyeed oo Xo gta Eedaysanaha la wadaagay Booliska.

"Taliska Boliiska G/Banadir gaar ahaan Sal dhiga degmada Kaaraan ayaa abaaro 1:50am Habeen hore saqdii dhexe ku guuleystay soo qa bashada eedeysane Xussein Xassan Gaboow oo dhawaan baraha bulshada lagu arkay asigoo tacidiyad u geeysanaya gabar/gabdho qaangaar ahayn. Eedeysanaha waxaa lala tiigsan doonaa sharciga.Waxaan u mahad celinaayaa bulshada oo nala soo wadaagtay xogtiisa oo sababtay soo qabashadiisa”ayay tiri Genaraal Zakiya oo Qo raal soo saartay kadib Soo qabashada Eeda ysanaha.

Diyaarad Habeen hore kusii jeeday Garoowe oo dagi weysay

Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa diyaarad sidday wafdi culus oo Habeen hore ka dagi weysay garoonka diyaarad aha Ge neral Maxamed Abshir Hamaan ee ku yallaa magaalada Garoowe, ka dib dha cdo qabsatay. Diy aaradda ayaa ka ba xday magaalada Muq disho,

waxayna ku sii jeeday Puntland, gaar ahaan garoonka Gar oowe, iyada oo sidday wafdi ka qab-galayo aas Darraad loo samaynayo Garaad Saleeb aan Garaad Maxamed oo dhowaan ku geeriyooday caasimada Puntland.

Sababta ay u dagi weysay diyaaradda ayaa waxaa lagu sheegay in garoonka uu ahaa Nal ah, waxayna dib ugu soo laabatay isla magaala da Muqdisho oo markii hore ay ka baxday.

Duuliya adiyaaradda ayaa waxaa ku adka atay inuu dajiyo maadaama iftiinka garoonka uu aad u yaraa, ta aso ku kaliftay inuu soo laabto, sida ay shee geen ilo ware edyo xilkas ah.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in diyaarad daas oo ah mid rakaab ay Darraad dib ugu laa ban doonto magaalada Garo owe, si ay geysay wafdiga Habeen hore ku wajahnaa magaa lad aasi.

Arrintan ayaa waxaa ka dhalatay hadal heyn xoogan, maadaama ay la yaab noqo tay in sha qadii garoonka ay saameysay layr la’aan sabab tay in diyaaraddu ay dagi weyso.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garo owe oo ka mid ah garoomada waa weyn ee dal ka ayaa shaqaynayay tan iyo 2018-kii welina la gu guuleysan in uu shaqeeyo xilliga habeenka.


LAFTA-GAREEN oo jawaab kasoo saar ay BAAQII kasoo baxay Aadan Madoobe

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa soo dhaweeyay baaqii uu dhawaan u jeediyay Gudd oomiyaha Golaha Shacabka.

Aadan Madoobe oo deegaan ahaan kasoo jeeda Koonfur Galbeed ayaa dhawaan iclaamiy ey shir guud oo looga arrinsanayo xiisadda siy aasadeed ee ka taagan maamulkaasi, taas oo ka dhalatay muddo kororsi uu sameystay mad axweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).

Qoraal kasoo ba xay Madaxtooya da K/Galbeed ay aa lagu sheegay in madaxweynaha uu soo dha weynayo baaqa Guddoomiyaha, ayada oo la xe erinayo mudnaan siinta danaha K/Galbeed.

"Ayada oo la tixgelinayo kacdoonka Shacab ka, laguna dagaalamayo kooxda argagix isada Khawaarijta Al-Shabaab oo ay hogaamina yaan ciidamada xooga dalka iyo ciidamada dara awii shta DKGS si looga ciribtiro dalka iyo dib ad ada,” ayaa lagu yiri qoraalka oo lagu sheegay arrimaha mudnaanta u leh maamulka.

Sidoo kale waxa uu madaxweynaha aqbalay ba aqaan ayada oo la xaqiijinayo guulaha dhism aha dowladnimadeena ay lagama maarmaan u tahay midnimada shacabka, sida lagu sheegay qoraalka.

"Xafiiska Madaxweynaha waxaa uu soo dhaweynayaa baaqii uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka ku baaqay, wakhtiga shirka u furmaayo waan idinla soo wadaagi doona.”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa hore ugu baaqay dhinacyada isku hayo Koonfur Galbeed iyo bulshada rayidka ah inay kasoo qayb-galaan shirkaas oo looga arrisanayo masiirka maamulka.

Koonfur Galbeed ayaa wajaheysa xaalad siyaasadeed oo aad u cakiran, taas oo u dhexeyso madaxtooyada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee fadhigoodu yahay Muqdisho, waxayna xiisaddu kasii dartay, kadib muddo kordhin labo sano ah oo loo sii sameeyey Lafta Gareen.

Maxkamada Sare ee Somaliland oo shar ciy aysay urur ka hadhay ururadii soo baxay

Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ururka Talo-wadaag, oo guddida diwaangalinta ururadu sheegeen in uu ka ha dhay ururada soo baxay uu soo baxay oo uu ka mid yahay ururada gulaystay

Maxkamada oo dhagays atay dacwad uu ururku ka qa bay natiijada ay soo saartay guddida diwaangalinta ururada cusub, ayaa aq bashay dooda ururka, iyada oo go'aamisay in ururka Talo-wadaag uu kamid yahay ururada u gudbay in ay galaan doorashada ururada iyo xis biyada.

"Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda So maliland markii ay daristay doodii iyo dhamma an cadaymihii ay dhinacyadu u soo gudbiyeen, waxa ay xukuntay in urur-siyaadeedka Talo-wad aag u gudbay tartanka Doorashada Axsaabta Qaranka" ayaa lagu yidhi qoraal maxkamada ka soo baxay. Qoraalka maxkamada ayaa lagu xus ay in dhamaan ururadii ka hadhay tartanka mad axtaabashada ahaa ee ay ururadu galeen, uu ururka Talo-wadaag oo kali ahi uu soo gudbiyay dacwad uu ku Qaadacayo natiijada guddida diw aangalinta.

Hoos ka akhriso qoraalka maxkamada oo faah faahsan:-

Jeesow oo war ka soo saaray kulankii be eshiisa iyo madaxweyne Xasan

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo Darr aad warbaahinta kula hadlay magaalada Bele dweyne ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaab

ihii ay Dorraad ka wadahadleen Madaxweyne Xasan Sheekh oo Beledweyne ay kula kulmeen iyo dagaalka Al-Shabaab.

Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in Mad axweynaha ay kala hadleen sidii deegaanada dhaca galbeedka gobolka Hiiraan looga xoreyn lahaa kooxda Al-Shabaab, halka as oo beesha uu metelo Jeesow ay degto.

"Dagaalkaan waxaa iclaam iyey Madaxweynaha, kulan gaar ah ayaan la ye elanay aniga waxgaradka beesha, wuxuu naga balan qaaday in wixii qaldan la sixi doono, laa kiin in la xoreeyo dhulkeenna ayaa wax kasta ka horeysa,” ayuu yiri.

Xildhibaanka ayaa ku hanjabay in beeshiisa ay dhawaan qaadi doonto dagaalkii ugu cuslaa adib, isagoo ugu baaqay dadka uu metelo dal iyo dibad inay is garab istaagaan oo loo diyaar garoobo dagaal la isaga xoreynayo kooxda Al-Shabaab,

"Meel kasta oo beesha aan metelo ay degan tahay, Hiiraan ilaa Jubbaland, maalmaha soo socda dagaal ka culus kuwii hore oo kooxda Al-Shabaab lagu laayo ayaa ka bilaaba doona, jaa liyadaha beesha waxaan ka codsanayaa inay garab istaag noo muujiyaan,” ayuu yiri.

Xildhibaan Jeesow ayaa intaas ku sii daray, "Deegaanka aan kasoo jeedo ee galbeed Hiira an waxaa laga bilaabayaa dagaal ka dhan ah Al-Shabaab, Madaxweynaha waan kawada ha dlay howlgalkaas, wixii tabasho ah waa la xali naa, socdaalkii madaxweyn aha ayaa ahaa in la dardar geliyo dagaalka, waana dhaqaaqeynaa.”

Ciidamada DF oo howlgal ku dilay Cali Garw eyne iyo Axmed Moorogaabey

Wararka laga helayo gobolka Bakool ee ko onfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Darraad ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta K/Galbeed ay howlgal si wadajir ah uga fuliyeen qaybo ka mid ah gobolkaasi.

Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxaa lagu beegsaday goob ay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shbaab oo ay weerar ku qaadeen ciidam ada huwanta.

Guddoomiye ku xigeenka degmada Ceelbarde, Md. Cu mar Cabdiraxmaan oo la hadlay waraabhinta ay aa ka warbixiyey howlgalkan, wuxuuna sheegay inuu si gaar ah uga dhacay deegaanka Dhurshe en Shabeelle oo hoostaga degmadaas, sidoo kale35 KM u jira Xuddur.

Cumar Cabduraxmaan ayaa xaqiijiyey in ho wlgalkan lagu khaarijiyey laba sarkaal oo ka tir sanaa Shabaab, laguna kala magacaabi jiray Ax med Moorogaabey iyo Cali Garweyne.

Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in koox da Al-Shabaab ay u qaabilsanaayeen aruurinta lacagaha ay ugu yeerayaan Zakawaatka oo ay ka qaadi jireen dadka deegaanka.

Ugu dambeyn guddoomiye ku xigeenka degma da Ceelbarde ayaa hoosta ka xariiqay inay sii wadi doonaan dhaq-dhaqaaqyada ka socda na waaxiga degmadaas oo ka tirsan Bakool.

Inta badan gobollada dalka ayaa waxaa ka soc do guluf ka dhan ah Al-Shabaab oo ay iska kaa shanayaan dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale dadka deegaanka ee hubka qaatay

Guddoomiye Aadan Madoobe Oo Shir Gudd oomiyay Kulanka Guddiga Joogta Ah Ee Golaha Shacabka

Guddoomiyaha GshBaarlamaanka . JFS Md. Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kullanka Guddiga Joogta ah ee G/Shacabka BJFS oo lagu qabt ay xarunta guddoonka iyo gudd iyadda ee Villa Hargeeysa.

Kullanka guddiga waxaa go ob joog ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee GSh.Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar & Ku-xigeenka 2aad Md. C/hi Cumar Abshirow ayaa looga hadlay qorshe howleedka guddiga oo ay ugu horeey aan qaabaynta iyo kala horu marinta hindise sharciyeedyada golaha& ajen deyaasha.

Laammaha Amniga G/Gedo oo soo bandhig ay waxyaabaha qarxa

Ciidamada Booliska degmada Beled-xaawo ee G/Gedo ayaa howlgallo miino baaris ah wa xa ay Darraad ka sameeyeen xadka Somaliya & Kenya gaar ahaan inta u dhaxeeysa magaalooy inka Beled-xaawo iyo mandheera.

Saraakiisha Ciidamada Booliska M/Beled-xa awo ayaa sheegay in ujeedka howlgalka uu ah aa markii ay heleen xog ku saabsan qarax miino oo ay Al-Shabaab ku aaseen inta u dhaxeeysa M/loyinka Beled-xaawo iyo Mandheera gaar ah aan barxada ina baari, isla markaana ay soo sa areen Miinadii.

Waxaa ay sheegeen in miin ada ay Al-Shabaab doonayeen inay ku dhibaateey aan dadka Shacabka ah ee u kala gooasha Magaalooyinka Beled-xaawo iyo Mandheera ga ar, hayeeshee dadka Shacab ka ah oo xogta la soo wadaagay kadib ay sidaaa si ku howlgalen.

Saraakiisha C/Boliiska M/Beled-xaawo ma sheegin dad ay ku qabteen howlgalkaas, balse ay sheegeen inay sii wadi doonaan howlgallada miino barista ah, sidoo kalena ay siweyn u xaq iijin doonaan amniga xadka ay wadaagaan Soo maaliya iyo Kenya. Dhowr jeer ayaa wadada u dhaxeeysa Maga alooyinka Beled-xaawo iyo Mandheera waxaa qaarxyo miino lagula eegtay ciidamo katirsan ku wa dowladda Soomaaliya ay Gobolka Gedo gey say, hayeeshee 7baady adii la soo dhaafay ay halkaasi ka sameeynaye en ciidamada howlgallo kala duwan.

Midowga Afrika oo howlgalka ATMIS ugu baaqay inay dar dar geliyaan howl galka ka dhanka ah Al-Shabaab

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabils an Soomaaliya Amb. Mohammed El-Amine So uef ayaa booqday ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS, kuwaas oo fadhigoodu yahay magaalada Mu qdisho, taasoo qeyb ka ah barnaamij kiisa Soomaaliya.

Amb. Mohammed El-Amine Souef ayaa bogaadiyay shaqada ciidam ada ATMIS ee taageeraya ciidamada ammaan ka Soomaaliya ee dagaalka kula jira Ururka Al-Shabaab.

Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaabils an Soomaaliya Amb. Mohammed El-Amine So uef oo kualn la qaatay Saraakiisha ciidamada Uganda ee kusugan magalaada Muqdisho ayaa ugu baaqay inay la yimaadaan qorsho cusub oo la xiriira dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Dhawaan ayuu soo gaaray magaalada Mu qdisho Wakiilka cusub ee Midowga Afrika u qaa bilsan Soomaaliya Amb. Mohammed El-Amine Souef si uu xilka ula wareego, si loo dar dar gel iyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Ciidamada ATMIS ka fulinayaan Soomaaliya.

Ururka Saxafiyiinta dowlad degaanka Soom aalida oo hoggaan cusub doortay

Ururka Saxafiyiinta dowlad degaanka Soom aalida ee fadhigiisu yahay magaalada Jigjiga ayaa doorasho ay galeen maalintii Axadda ah ayd waxay ku doorteen guddoomiye cusub.

Guddoomiyaha cusub oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Sh.X asan ayaa xilka kala wareeg ay guddoomiyihii hore ee Urur ka Saxafiyiinta deganka Somalida Ayaan Shukri

Haddaba guddoomiyaha cusub oo Warba ahinta la hadlay ayaa sheegay in uu wax badan ka badali doono qaab dhismeedka Ururka oo si da uu sheegay ay dad badan dhaliilsanaayeen, isla markaana u arkayeen Ururka mid aan loo dhanayn.

"Waxaan diyaar u ahay inaan raadiyo oon la fadhiisto ciddii tabasho qabta, ee wax dhaliilsan iyo qof walba oo aan horey loogu qancin Urur ka, kana garaabo wixii dhaliil ah ama eed ah ee jirta", ayuu yiri Guddoomiya ha cusub ee Ururka Saxafiyiinta degaanka Somalida C/risaaq Sh.Xasan.

Waxa kale oo guddoomiyuhu sheegay in in ta uu xilkan cusub uu hayo uu ku dadaali doono sidii Saxafiyiin badan uu ugu qancin lahaa sidii ay Ururka ugu soo biiri lahaayeen, kuwaas oo si yaabo kala duwan aan Ururka ugu jirin, iyo wal iba sidii loo adkayn lahaa xiriirka ka dhaxeeya Ururka iyo dowladd degaanka Soomaalida, oo dowladduna ay u ilaaliso xuquuqda ay leeyihiin Saxafiyiinta ka howlgala degaanka Soomaalida, Ururkuna uu ku dadaali doono in Saxafitiintu ay san ku xad gudbin shuruucda degaanka iyo dal ka Itoobiya uga yaalla Saxaafadda.

Ururka Saxafiyiinta degaanka Soomaalida ayaa la aasaasay billowgii isbaddelkii ka curtay dowlad degaanka Soomaalida, iyadoo wakhti gaa ay degaanka Soomaalida kusoo bateen Wa rbaahinada gaarka loo leeyahay iyo Saxafiyiin madax banaan, iyadoo wixii is baddalka ka hore eyay aan degaanka Soomaalida laga aqoon Sa xaafad madaxbanaan oo si xor ah usoo gudbisa wararka dowlad degaanka Soomaalida.

DFS ayaa waxaa wakhti xaadirkan ka howlgala Warbaahino badan oo gaar loo leeyahay oo ay ka howlgalaan Saxaafiyiin madax banaan, kuwa as oo fasax ka haysta dhinaca dowlad degaan ka Soomaalida, gaar ahaan Xafiiska Warfaafinta ee degaanka Soomaalida.

Wasiirka Difaaca Kenya : Ciidamada Ken ya waxay sii joogi doonaan Soomaal iya illaa nabadda laga soo celinayo

Ciidamada Kenya ee ku hoos shaqeeya ho wlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa sii joogi doona So omaaliya, sida ay sheegtay Wasaaradda Difa aca Kenya.

Wasiirka gaashaandhigga Kenya Aadan Ba rre Ducaale oo wareysi siiyay wargeyska Nation Africa, ayaa sheegay in joogitaanka ciidamada Kenya ay gacan ka geysanayaan sidii loo tay ayn lahaa ciidamada Soomaaliya.

Ducaale ayaa ballan qaaday in dowladiisa ay ku garab istaagi doonto Madaxweyne Xasan iyo shacabka Soomaaliyeed sidii dal kooda ay nabad ugu soo dabaali lahaayeen.

In ka badan 4,000 askari ayaa Ke nya ka jooga Soomaaliya, iyagoo ku sugan deegaannada Jubbaland.

Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa horey u sheegay in tirada ciidamada Ken ya ee ku sugan Soomaaliya la dhimayo si ay qe yb uga noqdaan qorshaha kala guurka howlg alka ATMIS.

Madaxweynaha Kazakhstan oo ku guula ystay doorashada madaxtinimada ee ka dhacday dalkaas

Madaxweynaha xilka haya ee Kazakhstan Kassym-Jomart Tokayev ay aa ku guuleystay doorasha dii madaxtinimo ee dhacday Axadii, is agoo helay 81.31% codadkii la dhiibtay,

Guddoomiyaha guddiga doo rashada dhexe ee dalka Mr Nurlan Abdirov ayaa hadal kooban jee diyey isa goo soo xiganaya xog horudhac ah. "Kassym-Jomart Tokayev wu xuu helay 81.31% codadka, ama 6,456,392 cod,” ayuu ti lmaamay. Abdirov ayaa intaa ku daray in xogtan ay bixiyeen gud diyada doora shada dhulalka ee magaalooyinka Shymkent, Almaty iyo Astana.

RUUSHKA oo kordhiyey duqeymaha dalka Ukraine

Ciidamada Ruushka ee ku sugan Koonfurta dalka Ukraine ayaa kordhiyey duqeymaha ay ku hayaan gobolka Kherson ee dha waan la xore eyey. Magaaladu ay aa inta badan koronto la’aan ama biyo la’aan la daalaa dhaca ysa.Waxaa markale la duqeeyay, warshadda nukli yeerka ee Zaporizhzhiya ee waddanka Ukraine ayaa ah midda ugu weyn ee ku taal qaaradda Yurub, xilli mas’uuliyiinta Ruu shka iyo Ukraine ay is ku eedaynayaan weerar ka

Wakaaladda wararka ee waddanka Ruushka ayaa ku warrantay in illaa 15 gantaal lala dhacay goo bta.Wakaaladdu waxa ay soo xiganaysaa sarka al sheegay in gantaalladaasi ay ku soo ag dhac een qeybta qashinka lagu kaydiyo ee warshad da, iyo guri lagu xareeyo shidaalka nukliyeerka loo adeegsaday.

Duqeymaha uu Ruushku ku hayo magaa loo yinka Ukraine iyo weerarada sii xoogeysanaya ee meelo kale oo dalkaasi ka mid ah ayaa sii wi iqay rajadii laga qabay in horumar laga gaaro soo afjaridda colaadda dhiiga badani ku daatay ee hadda isu rogtay dagaal fool-ka-fool ah.

Si kastaba, natiijada kama dambeysta ah ee dadaalkan weli ma cadda. Si kastaba, masiirka iyo halka uu kusoo gaba-gaboobi doono waxay ku jirtaa gacanta dowladda Ukraine iyo sida ay usii xejisato dadaalkeeda.

Dhul Gariir Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Jasiirada Java Ee Dalka Indonesia

Dhul gariir ayaa ku dhuftay Jaziirada Java ee dalka Indonesia, waxaa ku dhintay ugu yar aan 14 qof, boqolaal kalena waa ay ku dhaawac meen, sida ay sheegeen saraakiisha dalkaasi.

Dhulgariirkan oo cabirkiisu ahaa 5.6 ayaa ku dhuftay magaalada Cianjur ee Ga lbeedka Java, waxaana dhul gariirku uu gaaray 10km (6 mayl), sida lagu sheegay xogta la sha aciyay.

Dhul gariirka ayaa laga dareemay magaal ada caasimadda ah ee Jakarta oo qiyaastii 100km u jirta, halkaas oo dadkii ku sugnaa dhis mayaal dhaadheer laga saaray.

Saraakiisha ayaa ka digay in tirada dhimasha da ay sii kordhi karto iyo suurtagalnimada dhul gariir ka dib.

Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya burbur soo gaaray guryaha iyo dukaamada dadka.

Ugu yaraan 300 oo qof ayaa lagu daweynay aya isbitaal ku yaalla Cianjur, Herman Suherm an, oo ah sarkaal ka tirsan dowladda oo halkaas ku sugan, ayaa u sheegay kanaalka wararka ee MetroTV.

UN-Ka Oo Dalbaday In La Joojiyo Dagaal ka Warshadda Nukliyeerka Ee Ukraine

In ka badan 10 qarax oo waawayn ayaa la ga diiwaangeliyay warshad nukliyeer oo wayn oo ku taal deegaan uu Ruushku haysto oo ku ya al koonfurta waddan ka Ukraine.

Waxaa markale la duqe eyay, w arshadda nukli yee rka ee Zapor izhzhiya ee wad danka Ukraine ayaa ah midda ugu weyn ee ku taal qaaradda Yu rub, xilli mas’uuliyiinta Ruush ka iyo Ukraine ay isku eedaynayaan weerrarka.

Wakaaladda wararka ee Ruushka ayaa ku warrantay in 15 gantaal lala dhacay goobta.

Wakaaladdu waxa ay soo xiganaysaa sarkaal sheegay in gantaalladaasi ay ku soo agdhaceen qeybta qashinka lagu kaydiyo ee warshadda, iyo guri lagu xareeyo shidaalka nukliyeerka loo

adeegsaday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip