Tuugada waaweyn iyo kuwa yar yar!!!.

0
Monday August 22, 2022 - 20:13:03 in Wararka by
  • Visits: 2118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tuugada waaweyn iyo kuwa yar yar!!!.

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Al xusein bin Mansuur ( Al Xilaaj ) waxa uu ahaa Persian ku dhashay Magalada Fars ee Dalka Persian sanadkii 858 waxaana lagu Daldalay Magaaladda Baqdaad 26 March 962.

Waxa uu ahaa Nin ka mid ahaa Hogaamiyayaasha Suufiyada. Xukunkii Cabaasiyiinta ee Wakhtigaa Talinayay ayaa dhibsatay Fikirkiisa. kadibna waxaa lagu eedeeyay in uu la jiro koox ka soo horgeeday Dowladda, taasina waa beenowday. waxaa kale oo lagu eedeeyay kalmadda "Al Xaq” oo mar uu ka hadalayay Cadaaladda uu isticmaalay loona badalay in uu yiri: waxaan ahay Xaq, kalamdaa oo ka mid ah Asmaa’ul xusnaa oo ka mid ah magacyada /Sifooyinka Alle.

Waxaa ka mid ahaa sababaha loo daldalay. Maalin ayuu Arkay Nin lagu soo eedeeyay Tuuganimo oo gacanta laga jarayo. Markaa ayuu yiri:

(( Cajaban, waxaan la yaabay, Tuugii weeynaa oo Gacanta ka jarayo Tuugii yaraa) ).

Somaliya ma ka jiraan Maxkamado ey joogaan Tuuga waaweyn oo Ciqaabayo Tuugda yar yar?

Qore: Yahya Amir





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip