Miyuu Pep Qabanayaa Qaranka Brazil , Isaga ayaa Si Cad Uga Jawaabay

1
Friday April 08, 2022 - 19:48:41 in Sports News by
  • Visits: 2455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Miyuu Pep Qabanayaa Qaranka Brazil , Isaga ayaa Si Cad Uga Jawaabay

    Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aadan inuu qabto shaqada tababaranimo ee xulka qaranka Brazil, isagoo bedelaya Tite, kaasi oo uu xilkiisa dhamaan doono ka dib koobka aduunka 2022 ee ka dhacaya dalka Qata

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aadan inuu qabto shaqada tababaranimo ee xulka qaranka Brazil, isagoo bedelaya Tite, kaasi oo uu xilkiisa dhamaan doono ka dib koobka aduunka 2022 ee ka dhacaya dalka Qatar. Tite ayaa ku dhawaaqay inuusan sii wadan doonin xilka tababaranimo ee Brazil kadib koobka aduunka 2022 ee lagu qabanayo Qatar. "Halkaan waligey ayaan sii joogi karaa, waxaan qandaraaska u kordhin karaa Manchester City 10 sano" ayuu yiri Guardiola. " Ma aqaan halka wararkaas ka yimaadeen, shaqo Brazil ah ma qabanayo , halkaan ayaan ku faraxsanahay waligeeyna waana jooga karaa" ayuu sii raaciyay isaga oo ka hadlayay kulan wareeda ka horeeya kulanka axadda ee Liverpool.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip