Miyuu Pep Qabanayaa Qaranka Brazil , Isaga ayaa Si Cad Uga Jawaabay
Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aadan inuu qabto shaqada tababaranimo ee xulka qaranka Brazil, isagoo bedelaya Tite, kaasi oo uu xilkiisa dhamaan doono ka dib koobka aduunka 2022 ee ka dhacaya dalka Qata